HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 12-KA JUUN 2023-KA

0
Monday June 12, 2023 - 08:40:30 in Wararka by
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 12-KA JUUN 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne JFS iyo wafdi uu hoggaa minaayo oo ka qeyb gelaya shir madaxe edka IGAD ayaa gaaray D/Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa gaaray M/Jabuuti ee Caasimadda Dalkaas.

Meertada 14-aad ee IGAD oo sann adkan diirradda lagu saari doono arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin nabadda, amniga iyo horumar ka Gobolka ayaa Madaxweynaha iyo wafdigi isa waxa ay ku soo bandhigi doonaan doorka kaga aadd an dowladda Federaalka Soomaal iya iskaa shiga dalalka ku bahoobay Ururu Go bole edka IGAD.

Hoggaamiyaasha dowladdaha xubnaha ka ah IGAD ayaa xoogga saaraya xal u helidda dagaalka ka socda dalka Sudaan, mideynta dadaallada heer gobol ee ciri brirka argagixi sada, xoojinta isdhexgalka gobolka, nabadda, dhaqaalaha iyo horum arinta bulshada.

Ra'iisul wasaaraha XFS oo dhagax dhigay xarunta gurmadka gargaarka deg degga ah

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dorraad dhagax-dhigay Xarunta Gurmadka Deg-degga ah ee Isbitaalka Madiina, oo loogu talagalay in lagula tacaalo muwaadiniinta ku waxyeelooba musiiboo yinka dalka ka dhaca. Xarun tan oo loo dhisaayo qaab casri ah, ayaa waxaa ku baxaya lacag ga araysa hal milyan, laba boqol iyo konton kun oo dollar, oo ka imaa naysa shacabka iyo dowla dda Soomaaliyeed, iyadoo ka koobnaan doonta xaruntan 47 sarii rood oo lagu qaabilo dadka qaba xaaladaha de g-degga ah, halka ay horey u yaaleen Isbitaal Madiina 3 sariirood. Ra'iisul Wasaaraha ayaa til maamay in xaruntani marka la dhameystiro ay dabooli doonto baahi weyn oo dhanka caaf imaadka ah oo ay qabeen shacabka Soomaaliy eed. Mudane Xamsa ayaa xusay in Xukuumad da DanQaran oo ka duuleysa baahida bulsh ada ee dhinacyada Caafimaadka iyo Waxbara shada ay qaaday tallaabooyin wax looga qab anayo soo celinta adeeg yada bulshada ee asaasi ga ahaa. Sidoo kale, Ra' iisul Wasaaraha oo korm eerey qeybaha kala duw an ee Isbitaalka Madiina, ayaa warbixinno ka dhage ystay Maamulka Isbitaal ka, isaga oo ku bogaadiyey howlaha baxaadda leh ee ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar culus kus oo rogay Gaadiidleyda Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Dorraad Amar cusub ku soo rogay dhamm aan gaadiid ka dadweynaha noocyadiisa sida Mooto Bajaaj ta, Gaadiidka dadweynaha raacaan ee BL-ka loo yaqaano, kuwa Dadweeynaha iyo Mootada laba lugaaleyda ah.

Maamulka Gobolka ayaa darawalada gaad iidka dadweynaha ee ka shaqeeya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku amray in wixii ka danbeeya Dorraad aysan qaadir karin Ask ari hubeysan nooc walba uu yahay iyo hay’ad kasta uu ka tirsan yahay.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Xasan Cumar Saalax Dhee re oo warbaahinta u Akhrin aayay amarkaan lasoo saaray ayaa sheegay in gaadiidkii ama Mootadii u hogaansami weyda amarkaan lala tiigsan doono sharciga.

Sidoo kale Maamulka Gobolka ayaa faray mas’uuliyiinta dowladda Federaalka inay u hog aansamaan amaawiirtii hore uga soo baxay Go laha Wasiirada Xukuumadda ee ahaan in mar kii ay marayaan baraha Koontaroolada la hubi yo gaadiidka ay saaran yihiin.

Amarkaan ayaa waxaa uu kusoo aaday, iya da habeen kahor Al-Shabaab weerar ku bilowd ay qaraxyo xooggan ku qaadeen Hotelka Pearl Beach oo ku yaalla xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis, waxaana weerarka ku dhintay dad ku dhow 10 ruux.

Heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo la gu wareejiyay Guddiga Dib-u-eegista Dastu urka ee Baarlamaanka

Guddiga Dib-u-eegista & La socodka Hirgelin ta Dastuurka KMG ee Baarlamaan ka Federaal ka ayaa Dorraad lagu wareeji yay qodobada he shiiskii Golaha Wadatashi ga Qaran, ee ay 27-kii bishii May ku gaa reen Magaalada Muqd isho. Mada xda Dowlad da Federaa lka iyo ku wa Dowlad Goboleedyada, marka laga reebo Puntland ayaa xilligaasi ku heshiiyay heshiis wax lagaga bedelayo nidaamka hadda ka jira dalka, dalkana loogu jiheyn ayo doorasho qof iyo cod ah.

Golaha Wasiirada ayaa Khamiistii ansi xiyay jiheynta hannaanka doorashooyinka dalka, loo guna wareegayo nidaam Mada xweyne iyo Ma daxweyne Kuxigeen, kaas oo meesha ka saar aya nidaamka hadda jira ee Madaxweynaha iyo Raysal Wasaa raha, muddo xileedka Madaxwe ynahana laga dhigay 5 sano, halka uu 4 sano ka ahaa.

Wasiirka Caddaaladda & Dastuurka ee Xuk uumadda Federaalka, Xasan Macalin Maxamu ud ayaa qodobada heshiiskaasi ku wareejiyay Gudoomiyaha Guddiga Dib-u-eegista & La soc odka Hirgelinta Dastuurka, Xildhibaan Xuseen Qaasim Yuusuf (Xuse en Iidow) oo uu wehliyo Xoghayaha Gudd iga, Senator Siciid Cabdi Xu seen {Cawke},si loogu bedelo luqad dasturi ah.

Guddiga ayaa sidoo kale la wareegay heshii syadii kale ee ay kol hore gaareen Golaha Wadatashiga Qaran.

Heshiisyada ay Dorraad la wareegeen gudd Igu, si loo geliyo wax ka bedelka dast uurka, iya da oo lala kaashanayo Guddiga Madaxabanna an ee Dib-u-eegista & Hirgelinta Dastuurka aya a kala ah:-

1.Heshiiska Hannaanka Federaaleynta Gar soorka, December, 2022

2.Astaynta Awoodaha Hay’adaha Dowl adda, December, 2022

3.Heshiiska Astaynta iyo Wadaagga Da khliga, March 2023

4.Heshiiska Qaab Dhismeedka Amniga Qa ranka, March 2023

5.Heshiiska Hannaan Doorashooyinka Qar anka, May 2023.

Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa geba-ga badii kulankaasi sheegay in Guddiga Dastu urka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Mad axabannaan ee Dib-eegista & Hirgelinta Dastuurka ay wixii hadda ka dambeeyo taaba-gelin doonaan howl aha dastuuriga ah ee horyaalla

Dowladda oo baaris ku haysa shirkado dho wr ah + Arrinta ay ku kaceen ee loo haysto

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa shaaciyay inuu baaris ku hayo baa rista kiis xasaasi ah oo la xiriira qaar ka mid ah shirkadaha la siiyay bix inta adee gga Xajka ee sanadkaan. War-sax aafadeed kasoo baxay xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa waxaa lagu sheegay in qaar ka mid ah shirkadahaasi ay dadka ka qaadeen lac ago ka badan tii ay hore u jaangoysay Wasaar adda Diinta iyo Awqaafta.

"Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxa uu baaris ku wadaa shir kado kamid ah kuwa Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ay si isay adeega Xajka oo lacago ka badan tii ay Wasaaraddu u jaa ngoysay Xajka ka qaaday muwaadiniinta Soomaaliyeed.”

Xeer Ilaalinta ayaa sidoo kale waxa uu shee gay in maxkamad ay horgeyn doonto shirkada haasi iyo shaqsiyaadka iska leh, kadib marka ay soo dhamaato baarista uu ku hayo, ee salka ku haysa ku xad-gud ubka qiimaha xujeyda la ga qaadayo ee hore u jaangoysay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta.

Xafiiska ayaa ugu dambeyntiina waxa uu ka dalbaday bulshada Soomaaliyeed inay kusoo wargeliyaan haddii ay arkaan shirkado ku ka cay arrintaan oo kale, "Muw aadinka la weydiis to lacag ka badan kuwa Wasaaraddu jaangoys ay haku soo warg aliyo xafiiska.”

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hor raanta bishii hore ee May shaacisay in meesha laga saaray musuq-maasuqii ade egga Xajka, islamarkaana qiimihii hore hoos loo dhigay.

Dowladda ayaa sidoo kale xilligaas ku dha waaqday in xujeyda Soomaaliyeed loo baajiyey lacag ka badan 8 Milyan oo dollar sanadkan, ka dib markii meesha laga saar ay musuq-maasu qii ka jiray adeegga Xaj ka, hoosna loo dhigay qiimaha. Si kastaba, Qiimaha sanadkaan ay dad ka Soomaaliya ugu xajinayaan ayaa dhan $4,484, waxaana hoos loo dhigay lacagihii awal xuje yda laga qaadi jiray oo kor u dhaafayay shan kun oo doollar.

Shirka madasha Qaramada Midoobay oo ay qeyb ka aheyd DFS ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Kenya

Wasiirul-dowlaha Wasaaradda Howlaha Gu ud Iyo Dib-udhiska Xukuumadda XFS Md .Ba shiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goo be) iyo wa fdi balaaran uu hogaaminayay isla markaa uu wehliyo Danjiraha Dowlad da JFS ee Dalka Ke nya Mudane Ambas sador Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo maalmahaan ka qeyb-galayay Shirka UN HABITAT ee ka soconayay Magaal ada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxa ay ka qeyb-galeen xeritaanka Kala-fadhiga lab aad ee Golaha Deegaanka ee Qaramada Midoobay (UN Habitat).

shirkaasi oo socday muddo 5 maalin ah waxaa diirada lagu saaray ama lo oga ha dlay "Mustaqbalka magaaloyinka ee waara iyada oo loo marayo is-dhexgal dhinacyo bad an leh iyo gaaritaanka yoolalka horum arineed ee Joogtada ah ee waqtiyada xasaradaha caa lamiga ah”.

shirkaan noocaan ah ayaa waxaa la qab taa (4) afartii sanaba mar si looga wada ha dlo xaala daha magaalooyinka aduunka iyo deegaanada lagu noolyahay.

Inta uu shirkaas socaday ayaa madaxda so omaaliyeed waxa ay kulamo doceedyo la yee sheen wafdiyo kagala socday Do wladaha kala ah:- Gariiga, Biljamka ,Ito obiya, Masar iyo waki ilka UN HABITAT u qaabilsan arimaha Soomaa liya, kulamad aas ayaa ahaa kuwo diirada lagu saaray xariirka Dalka Soomaaliya kala dhaxee ya wadamaas iyo in xooga la saaro wada-shaq eynta iyo dib u dhiska wadanka.

Sarkaal ka tirsan Hay’adda NISA oo lagu dilay Magaalada Marka

Sarkaalkan oo Hay’adda Nabad Sugidda u qaabilsanaa amniga deegaanada ku tee dsan Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabel laha Hoose ayaa Habeen hore lagu dilay qarax ka dhacay magaalad aasi.

Qaraxa ayaa ahaa mid loogu soo xiray ga arigiisii, iyadoona uu kula qarxay xilli uu marayay xaafadda Horseed ee magaalada aasi, markaas oo uu ku sii jeed ay deeg aanka Buufow oo hoostagga Marka.

Xasan Cismaan Cali (Biitooni) ayaa si joogto ah kormeer ugu samayn jiray deeg aanada ku xeeran Magaalada Marka, isag oona si dhow ula socon jiray cid kasta oo deegaanadaasi ku soo kororta.

Sidoo kale waxaa lagu xusuustaa inuu kala furfuri jiray miinooyinka ay maleeshiy ada Al Shabaab ku aasaan, min Marka, Janaale illaa Ceelwareegow.

Xoghayaha Dowladda Hoose ee Marka, Max amed Cismaan Cali (Yariisow) ayaa sheegay in Sarkaalka la dilay uu ahaa walaalkii isaga ka yar.

Xoghayaha ayaa dilka walaalkii ku eedeey ay mintidiinta Al Shabaab, kaas oo ah aa ninka ay ka joogi waayeen Marka iyo deegaanada ku dhow dhow."Cadowga lala dagaalamayo ee Shabaab nin horjoogsaday oo meel ay ka mari waayeen, ay ka harsan waayeen, kana ne efsan waayeen ayuu ahaa. Allaha u nax arii sto.” Ayuu yiri Xoghaye Yariisow Yariisow ayaa in taa ku daray "Wuxuu ahaa Taliye Urur NISA ka tirsan, ciidamo badan ayuu hormuud u ahaa. Nin aad iyo aad u dadaal badan oo dowladnima da je cel,nabadda shacabkiisana jecel ayuu ahaa.”

Hay’adaha amniga ee ka hawlgala Mag aal ada Marka ayaa wada baaritaano ku aaddan, ciddii ka dambeysay in qaraxaasi lagu soo xiro gaarigii uu la socday Xasan Biitooni.

Shabaabka ayaa caan ku ah kolka gaca nto odu ay gaari weydo cidda ay bartilma ameedsa nayaan inay shakhsiyaadka ku dhow ku cad aadiyaan in qaraxyada dhejis ka ay ugu soo xir aan gaadiidkooda, taas oo ay u arkaan wadda da keliya ee ay isaga hor wareejin karaan.

Kismaayo: Ciidamada Booliiska oo gacanta kusoo dhigay nin shacab ah oo hooyadii gowracay

Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in anay ah ayn in arrinta Khaliif lagu murmo, isaga oo xu say in uu Somaliland ka tagay maalintii uu taag eeray guddida 33-ka.

"Cabdirisaaq Khaliif maalintii uu yidhi anigu waxaan la talo ahay 33 ka go'aan ko odii, ee uu yidhi xasuuq ayaa Laascaanood ka dhacay, maalintaas ayuu inaga tagay ... in Dorraad lagu murmaba may ahayn" ayuu yidhi Faysal.

Dhinaca kale waxa uu cambaareeyay nida amka loo maray dacwada Khaliif isaga oo sheegay in ay muujinayso in maxkam adii sare iyo xukuumadii oo is ku milmay, oo awood cid kale leedahay isticmaalaya.

Dacwad uu xeer ilaaliyaha guud Soma liland ka gudbiyay Guddoomiye Khaliif ay aa muran ka abuurtay masraxyada sharc iga iyo siyaasada Somliland iyadoo dad ka qaar ay ku doodayaan in golayaasha sha rci dejinta oo kali ahi arrintiisa ka hadli karaan.

Haddaba, marka laga yimaado dacwa da laga gudbiyay guddoomiyaha sidookale xubna ha golaha wakiilada ayaa ka tashan aya wixii la ga yeeli lahaa, waxaana jira war ar sheegaya in uu iscasilayo inkasta oo aan la hubin.

Guddoomiye Khaliif ayaa kadib markii uu bil owday dagaalka Laascaanood tagay Laascaa nood, isla markaana waxa uu mar kii danbe sheegay in uu la fikir yahay gar aadada, isaga oo Somaliland ku eedeeyay in ay gaysatay tac adiyo xuquuqda aadana ha ka dhan ah.

Ciidamada Uganda: Shabaabkii nagu soo weeraray Buulo Mareer waxaan u qaadan nay inay ahaayeen beeraley

Qaar kamid ah askartii Uganda ee ka bad baaday weerarkii Buulo Mareer ayaa sheegay in Shabaabkii dhawaan soo wee raray ay ku qaldeen inay aha ayeen bee ralay.Sarkaal katir san dowladda Uganda ayaa sheegay in we erar ka ka hor ay be er aleydu xilliyada habeenkii ah meel ku dhow saldhiga ciidamada Uganda, ka wadeen war aabinta dalagyada beerahooda.

"Beeralayda waxay waraabinayeen dal agy adooda iyagoo isticmaalaya cagafyo iyo damee ro habeenkii oo dhan. Arrintan ayaa keentay in ciidamadeenu ay dib u dhi gaan falcelintooda iy agoo u malaynayay ifti inka beeraha kasoo bax ayay inay ahaaye en shaqada beeralayda,” ay aa lagu yidhi bayaan uu soo saaray ku xigeen ka afhaye enka cidamada militariga Uganda.

Sarkaalka ciidamada Uganda ayaa she egay in qaladka ugu weyn ciidamadooda ay samee yeen uu ahaa sababta ay isugu diyaarin waaye en dagaal markii ay heleen xogta weerarka Al-Shabaab.

Sarreeye Guuto Felix Kulayigye ayaa mar sii horreysay sheegay, inay hayeen xog sir ah oo ku saabsan weerarrada Al-Shabaab.

Askarta ka badbaaday weerarka ayaa iy ag una sheegay in sirta weerarka la heli ka ray, bal se ay ku jahawareereen dhaq-dha qaaqa beera leyda.

Uganda ayaa lumisay taliyihii ugu saree yay xerada Buulo Mareer, Lt Col Edward Nyororo, kaa soo Al-Shabaab ay sheegeen in ay toogt een, halka warar kale ay sheega yaan inuu is toogtay kadib markii ay hare ereeyeen ciidama da Alshabaab.

Cabdirisaaq Khaliif oo iska casilay xilkii gud doomiyaha baarlamaanka Somaliland

Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ahaa Guddoo miyihii Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi.

Cabdirisaaq oo shir jaraa’id ku qabtay xarun ta dawladda hoose ee Laascaanood ayaa kaga dhawaaqay is-casilaadd iisa Gu ddoomiyaha Golaha Wakiillada Soma liland.

"Waxaan iska casilay xilkii guddoomiy aha Baarlamaanka Somaliland, xubinimadii golaha iyo xisbigii Waddani ee aan ka tirs anaa,” ayuu yiri Cabdirisaaq Khaliif Gudo omiyihii Golaha Wakiillada Somaliland.

Sidoo kale waxa uu iska casilay xisbiga mu caaradka ee Waddani oo ka tirsanaa, taasi oo ka dhigan inuu gebi ahaanba ka baxay siyaas adda Somaliland, sida ay ho re u sameeyeen siyaasiyiin ku deegaan ah.

Cabdirisaaq Khaliif oo si weyn u kala fogaad een Somaliland kadib dagaalka dhowrka bilood ka socda Laascaanood ayaa tallaabadan qaad ay ka dib xukuumad da Somaliland ay ka gudbi say dacwd ay ku dalbaneyso in la laalo xubinn imadiisa Gol aha Wakiillada.

Somaliland ayaa Cabdirisaaq Khaliif ku eed eeysay inuu jabiyey dastuurka Somali land, wa xayna muddooyinkii dambe ku howlneyd sidii ay xilka uu Dorraad iska casi lay uga qaadi lah eyd. Mudane Khaliif ayaa hore si adag uga horyimid duullaanka Muuse Biixi ku soo qaaday SSC-Khaatumo, gaar ahaanna sha cabka Laas caanood, isaga oo ugu damb eyntiina la dareen noqday dadka deega ankiisa, oo dagaal kula ji ra Somaliland.


Ergayga QM ee Soomaaliya oo madax wey ne Deni kala hadashay khilaafka arrimaha federalka

Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo booqashadeedii ugu horraysay ku timid magaalada Garowe ee Pun tland ayaa madaxweynaha Puntland kala had ashay arrimo ay kamid yihiin, sidii xal looga ga ari lahaa khilaafka Puntland iyo dowladda feder alka Soomaaliya.

Catriona lainga ay aa soo dhoweysay in madaxweynaha Puntl and uu diyaar u yahay wada hadalada arrim aha federalka iyo dhameystirka dastuurka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya.

"Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan maqlo sida cad ee ay madaxweynaha uga go'an tahay wadahadalka, sidoo kalena doorkiisa ka qaad an doono unkidda iyo dhama ystirka Geeddi-so codka Dib-u-eegista Dastuurka," ayay tiri Mar wo Catriona.

Ergayga Qaramada Midoobay waxay mada xweynaha Puntland uga mahad galisay qaba shada doorashadii qof iyo cod ee dhacday 15kii bishii May ee lasoo dhaafay. Waxay kaloo she egtay inay soo dhoweynayaan in la dhameyst iro saddexda degmo ee doorashada ka haray.

Waxay sidoo kale Puntland ku bogaadisay soo dhowaynta dadkii kasoo barakacay colaad da magaalada Laascaanood ee Garowe yimid.

Booliska oo soo bandhigay rag dareys ka ciidamada dhac kaga gaysanayay Muqdisho

Taliska Qaybta Booliska Gobolka Bana adir ayaa Dorraad soo bandhigay 5 nin, oo ku eed eysan inay falal burcadnimo ka gay sanayeen Magaalada Muqd isho. Ciidanka Boolis ka Qaybta Galbeed ay aa Dorraad laba ka mid raggan ka soo qabtay Degmada Dayniile, kuwaa oo xilligii gac anta lagu soo dhigay dhac u gaysan ayay dadka ku dhaqan degmadaasi. "Eedey saneyaasha waxay wateen qori faal ah, labad ooduba midna waa Xoogga Dalka, midna waa shacab, waxaana la hor gayn doonnaa caddaa ladda.” Ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Booliska.

Saddexda nin ee kale ayay Dorraad Ciidan ka Booliska Qaybta Weliyow Cadde ka soo qab teen Degmada Howlwadaag, gaar ahaan dhab arka dambe ee guriga Xildhib aan Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) oo ka tirsan Xildhibaan ada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Feder aalka.

Taliska ayaa qoraal ku sheegay in mid ka mida raggan uu ahaa darawal mooto bajaaj, la bada kalena ay ku labisnaayeen tuutaha Ciidan ka Militariga.

"Burcaddan oo ku labisnaa dareyska Cii dan ka Xoogga Dalka ayaa ku eedeysan in ay dhac ka gaysanayeen Degmada Howlw adaag, dha barka dambe ee guriga Xildhib aan Jacfar, wax aana goobta ka baxsaday nin la socday burcad da, isla-markaana ku labisnaa dhar shacab ah.” Ayaa lagu yiri qoraalka.

Taliska Booliska Gobolka Banaadir ay aa sheegay in eedeysaneyaasha ay wajihi doon aan sharciga, kolka baaritaanka soc dala soo geba-gabeeyo. "Eedeysaneyaasha ayaa wajihi doona sharciga, marka baaristooda la soo afj aro, hadduu Alle idmo.” Ayaa lagu sheegay qor aalka.

Ciidanka Xasillinta Muqdisho ayaa mag aa lada ka wada hawlgal saddex weji leh, oo lagu la dagaalamayo maleeshiyada Al Shabaab, koo xaha ciyaal weerada/burcad da&dadka ka gan acsada muqaadaraad ka

Feysal Cali Warabe oo si yaab leh uga had lay is-casilaadii Cabdirisaaq Khaliif

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa ka had lay xa aladda Somaliland, gaar ahaan doorashooyin ka madaxtooyada, is casil aadii guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif iyo arrinta Laascaanood.

Feysal ayaa si adag u dhaliilay hogga aminta madaxweyne Muuse Bii xi, isagoo quus ka muujiyey qabsoomidda doo rasho oyinka Somaliland, wuxuuna ka dalbaday madaxweyne Biixi inuu dadka ku hago doorasho lagu kala badbaado.

Wuxuu sheegay in mustaqbalka Soma liland uu god dheer ku sii dhacayo, isagoo tusaale u soo qaatay xaaladda ka taagan magaalada Laa scaanood oo awood ciidan looga saaray milit eriga Somaliland.

Sidoo kale Guddoomiye Feysal Cali wu xuu ka hadlay is casilaada guddoomiyihii baarlama anka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif, isagoo sheegay in mar hore uu mu dnaa in tallaabo la ga qaado.

Hoggaanada Xeer ilaalinta iyo maxk amad da sare ee Somaliland ayuu sidoo ka le ku eed eeyey inay siyaasadda ku milm een oo dowlad nimada aysan u shaqeyn, balse ay meesha u jo ogaan raali gelinta Muuse Biixi, sida uu hadalka u dhigay.

"Cabdirisaaq Khaliif maalintii uu yiri cii danka qaranka Somaliland ayaa xasuuq ka geystay Laascaanood ee mar kale uu yiri waxaan raa csanahay go’aankii ka soo baxay odayaasha Laascaanood, ayuu mud naa in talaabo adag la ga qaado, balse nas iib darro xeer ilaalinta iyo maxkamadda sa re ragga jooga waxay isku arkaan inay Muuse u shaqeeyaan,” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.

Guddoomiye Waraabe wuxuu Puntland iyo dowladda federaalka ku eedeeyey inay dab ka shidayaan gobolka Sool oo kicin bulsho ay ka wadaan magaalada Laascaa nood oo shacabkii ku noolaa ay dagaal adag kula jiraan ciidamada Somaliland.

Sidoo kale dadka reer Laascaanood ay uu ku tilmaamay kuwo aan dantooda gara neyn, isagoo sheegay in hadda ay quud dareynayaan inay hoos tagaan dowladda federaalka, inta So maliland iska diidan oo Puntland ku gacan sey raan.

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska oo qar ax lagu la eegtay Muqdisho

Sarkaalkan ayaa Dorraad qarax loogu soo xi ray gaarigiisa lagu la eegtay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogeyaal ay aa sheegay in mar qura ay maqleen jugta qara xaasi, xilli gaarigu uu marayay isgoyska mash quulka badan ee Zoobe. Goobjoogeyaasha ay aa sheegay in gaarigu uu si kedis ah uga baxay waddadii uu ku socday, isla-markaana uu ku dhuf saday baale koronto oo waddada dhinace eda ku yaala.

Sarkaalka la beeg saday oo qaraxaasi ku dhaawacmay iyo qof kale ayaa la sheegay in Shaqaalaha Gaadiidka Gurma dka Degdegga ay ka qaadeen goobtaasi, isla-markaana ay ge eyeen goobaha caafim aadka ee magaalada.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya inuu jiro qof kale oo saddexaad oo markii dambe dhaawac ahaan goobtaasi looga qaaday.

Sarkaalkan oo nin dhallinyaro ah, lag una magacaabo Nasiib Daahir Cabdi ayaa ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaali yeed.

Ciidamada amniga oo gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa wada baaritaano ku aaddan qaraxaasi.

Qaraxyada dhejiska ee gawaarida lagu xiro ayaa sanadihii ugu dambeeyay ku soo badana yay magaalooyinka dalka.

Howl-gal culus oo ka socda gobolka SH/ HOOSE iyo Shabaab badan oo lagu dilay

Howl-gal culus ayaa hadda ka socda tuulada Buula Maxamed Cabdalla goostag ta degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay shaacisay wasaaradda warfaafinta Soo maaliya.

Howl-galkan oo ay sida wadajir ah u samay nayaan Sirdoonka Qaranka iyo saa xiibada caalamiga ah ayaa waxaa lagu bart ilmaam eedsaday xubno ka tirsan koo xda Al-Shabaab.

Waxaa howl-galkaan illaa in ta hadda la xaqiijiyay lagu dilay 19 ka tirsan kooxda Al-Shabaab, sida ay ku war ameyso wakaal adda SONNA.

Sidoo kale waxa lagu soo waramaya in how l-galkaan wadajirka ah lagu burburiyay gaadiid iyo hub ay ku howl-gelaysay koo xda Al-Shab aab.

Howl-galkan ayaa imanaya, ayada oo mud dooyinkii dambe gaabis uu ku yimid gulufka da gaal ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, wax aana la filayaa in dhawaan uu billowdo wejiga labaad ee dagaalka oo qeyb ka noqonayaan ciidamo ka socda dal alka deriska.

Dhanka kale ma jiro illaa iyo hadda wax ha dal ah oo kasoo baxay dhinaca kooxda Al-Shab aab oo ku aadan howl-galkaasi ee durba ay gu ulaha ka sheegatay dowladda Soomaaliya.

Si kastaba, Muddooyinkii u dambeeyay ciid amada Nabadsugidda ayaa howl-gallo culus ka wada Muqdisho iyo gobollada u dhow, kuwaas oo jab xoogan lagu gaars iiyay Al-Shabaab.


Somaliland oo xukun ku riday nin la sheeg ay in lagu helay danbi arga gixisonimo

Maxkamada Darajada 1aad Somaliland ayaa xukun 9 sanno oo xadhig ah ku riday nin lagu helay in uu ka tirsanyahay ururka Al Shaba ab. Qoraal lagu daabacay bogga Wasaarada Gaa shaandhiga Somaliland ayaa lagu sheegay in Faysal Cali Ibraahin oo Al Shabaab ka tirsanaa lagu riday xukun xabsi ciidan ah.

"Maxkamadda daraja da 1-aad ee Ciida mad da JSL ee goboladda gal beedku wax ay xukun 9 sanno oo xabsi milateri ah ku ri day danbiile Fa ysal Cali Ibraahin Ina Aam ina aadan oo 42 jir ah oo Al Shabaab ka tirsn" ayaa lagu yidhi qor aalka wasaarada.

Shakhsigan ayay wasaaradu sheegtay in la gu helay in uu ciidan kooxda uga qoray ay gud daha Somaliland, sidaas darteedna xabsiga loo dhigay.

Booliiska Somaliland aya dhawaan she egay inay qabteen xubno ay sheegeen in looga shak iyay Al Shabaabnimo, lakiin qor aalka laguma sheegin ninka la xukumay in uu kamid ahaa kooxdaa iyo in kale.

Hay’adda caafimaadka adduunka oo sheeg tay in mid kamid ah shaqaalahe eda lagu dilay weerarkii Pearl Beach

Shaqaale u shaqeynayay Hay’adda Caafim aadka Adduunka ee WHO ayaa ka mid ahaa dadkii lagu dilay weerarkii hotel Pearl beach ee ku yaalla xeebta maga alada Muqdisho ee caas imadda Sooma aliya, sida uu sheegay madaxa hay’adda caafimaadka ee Qaramada Mido obay, Tedros Adhanom.

"Aad ayaan uga xumahay ina an xubin ka tirsan WHO ku wyn ay weerarkii ka dhacay Muqdi sho, Soomaaliya,"Tedros Adhan om Ghebreyesus,agaasimaha guud ee WHO, ayaa sidaas ku sheegay bartiisa twi tter-ka.

"Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qof ka sta oo waayay qofka uu jeclaa. "Waxaan cam baareyneynaa dhammaan weerarrada ka dhan ka ah rayidka iyo shaq aalaha bini'aadantinima da."ayuu yidhi Tedr os.

Weerarkii ka dhacay xeebta Liido ayaa hoo sta ka xarriiqay amni darrada weli ka ji rta So omaaliya, gaar ahaan Muqdisho, xilli Dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii Alshabaab looga sifayn lahaa dalka.

In ka badan 10 qof ayaa ku geeriyooday we erarkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Muqd isho. Alshabaab ayaa ka dambeeyay weerar kan, iyagoo adeegsanayay koox hubaysan oo muddo saacado ah ka dhex dagaalamayay ho telka gudihiisa.

Erdogan oo Socdaal Dibadeedkiisa u horee yey ku bixi doona tan iyo doora shadiisii

Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdoğan oo dhawaan dib loo doortay ayaa la fil ayaa inuu Maalinta Isniinta ee isbuucan oo ku beegan bishan June 12 uu u ambabaxo Safarkiisa 1aad ee Dibe dda, sida la gu sheegay hadal-qoraal oo ka soo baxay Madaxt ooyada dalkaasi Lugtiisa Koowaad waxa uu ku tegi doonaa Jesiiradda Kala-qeybsan ee Qub rus, gaar ahaan Jamhuuriyadda Waqooyiga Qu brus oo ay degan yihiin Muwaadiniin asal koo da Turkish ah. Waxa uu la kulmi doonaa dhigii sa Waqo oyiga Qubrus, Ersin Tatar (أرسين تتار) iyo RW Ünal Üstel (أونال أوستل).

Labada Madaxweyne waxay ka wada hadli doonaan Qorshooyinkooda ku aadan Qaddiy ada Jesiirada Qubrus iyo Dhacdooy inkii u da mbeeyey ee Bariga Badda Medit erranean Sea.

Dhanka kale, Madaxweyne Erdoğan waxa u qorshaysan inuu Maalinta Talaada da (June 13) u safro dalka Azerbaijan, isa goo la kulmi doona dhigiisa dalkaasi, Ilham Aliyev

Hay’adda UNICEF oo ka hadashay qarax ay ku dhinteen 22 Carruur ah

Hay’adda UNICEF ayaa qoraal ay soo saar tay ku sheegtay sida ay uga naxday wararka

sheegaya "in ugu yaraan 22 car uur ah ay ka mid yihiin 27 qof oo ku dhin tay qarax ka dhac ay gobolka Shabeellaha Hoose.” Hay’adda ay aa qoraalkeeda ku sheegtay in dadkaasi ay dhi nteen ka dib markii haraaga walxo qarxa ay ku qarxeen goob ay caruurtu ku ciyaareysay.

"Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoy saska dhibanayaasha, waxaana u raje yneynaa kuwa dhaawaca ah caafimaad degdeg ah. Ma ahan in qoysna uu ilmihiisa ku waayo xaaladd an murugada leh,” ayay tiri UNICEF.

"Dhacdadan naxdinta leh ayaa hoosta ka xa riiqeysa muhiimadda ay leedahay in dhamma an dhinacyada isku haya Sooma aliya ay si tax addar leh u maareeyaan walx aha qarxa, la nadiifiyo haraaga miinooyin ka iyo walxaha aan wali qarxin, iyo in la kor dhiyo wacyigelinta ub adka iyo bulshada ee khataraha ku gedaaman miinooyinka.”

UNICEF waxa ay sheegtay in ay saaxi ibade eda maxalliga ah kala shaqeyneyso in gargaar loo fidiyo shakhsiyaadka iyo qoy saska ay dhib aatadu saameysay.

Dorraad ayaa tuulada Muraale ee hoos tag ta degmada Jannaale waxaa qarax ka dhacay deegaankaasi uu dilay 27 qof, sida uu VOAu sheegay Guddoomiyaha Janna ale Cabdiraxm aan Yuusuf Cabdinuur al-Cadaala.

Guddoomiye Cabdiraxmaan ayaa VOA u she egay in walaxdan ku qaraxday dadka deegaan ku inay u muuqato, mid ay ahayd in loo adeegs ado weerarada ka dhanka ah ururka al-Shaba ab, hase ahaatee aanay qarxin xilligaas.

Waxaa jira halis, soo noqnoqota oo ku aadd an, hubka iyo walxaha qarxa ee loo adeegsado weerarada ka dhanka ah al-Shabaab, taas oo mararka qaarkood, laga helo goobaha miyiga ah, iyaga oo aan qa rxin, waxaana ay walxaha asi galaaftaan no losha dad badan oo rayid ah, sida dhacd adan ugu dambaysay ee ka dhacd ay deeg aanka Muraale oo 12 KM u jirta Jann aale.

Dibadbax ka dhan ah isbeddelkagarso orka iyo xasuuqa lagu hayo Falastiin oo ka dhac ay Israel

Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ay aa isugu soo baxay magaalooyinka Israa’iil, ku waas oo ka mudaaharaadaya qorshayaasha muranka dhaliyay ee xuku umadda Ra’iisal wasaare Benjamin Netan yahu ay ku dooneyso in ay wax kaga bedd esho hay’adaha garsoor ka iyo sidoo kale rabshadaha lagu hoobtay oo lagu hayo bulshada reer Falastiin ee ku dhaqan dal kaas. Dibadbaxyadaan oo socda todobaad kii 23-aad waxaa ka qeyb galay ilaa 200,000 oo qof ,iyagoobillowday bishii Janaayo wax yar ka dib markii xukuumadda midigta fog ee Netanyahu la dhaariyay.

Dibadbaxayaasha ay aa sheegay in ay san ka quusan doonin asht akadooda ilaa ay dowl addu baabi’iso isbedd ellada sharci ee la soo jeediyay halkii ay dib u dhigilah ayd.

Michal Gat oo 47-jir ah,isla markaana ka soc da ururada shaqaalaha oo ka hadlay bartama ha Magaalada Tel Aviv ayaa yiri: "Dalkayaga waxaa qabsaday dad aad u daran, waa nala haystaa aad ayeyna muh iim u tahay in dadka Israa’iil ay ku dhagaan dimuqraadiyadd”.

Qaar ka mid ah dadka mudaaharaadka ay aa sidoo kale watey boorar ay ku dhale ecey nayaan waxqabad la’aanta dowladda ee ku aad dan mowjadaha dambiyada ee sii kordhaya ee saameeyay muwaadiniinta Falastiiniyiinta ee Israa’iil.

Dagaal Ka Qarxay Caasimadda Suudaan Ka Dib Xabbad Joojin 24 Saac Ah

Iska hor-imaadyo xooggan iyo madaafiic la isweydaarsaday ayaa Dorraad ka dhacay guud ahaan magaalada Khart uum ee xarunta dalka Suudaan, waxaana dadka deegaanka ay shee geen in duqay mo dhinaca cirka ah ay ka dhac een wax yar ka dib markii ay dhammaatay xabb ad-joojin 24-saacado od ah. Goobjoogaya al ayaa sheegay in da ga alka dhexmaray ci idanka xoogga dal ka iyo kuwa RSF uu ah aa midkii ugu cuslaa ee todobaadyadii lasoo dhaafay, waxaana dagaalkan uu ka dhacay xaa fadda ay dad ku ku badan yihiin ee Xaaji Yuu suf ee Bahri.

Isku dhacyada iyo madaafiicda ayaa dib uga soo cusboonaaday waqooyiga Omdu rman wa xaa kaloo iska horimaadyo ka dhaceen koonf urta iyo bartamaha Khart oum, iyo Shambat oo ku teedsan webiga Niil ee Bahri ilaa buundada Halfiya ee isti raatiijiga ah, taasoo u gudubta Omdurman.

"Xabbad-joojintu waxay naga dhigtay inaan yara nastay, balse dagaalka iyo cab sidu way soo laabanaysaa Dorraad,” ayuu yiri Muscab Saalax, oo ah 38 jir deggan koonfurta Kharto um. Madaafiicda lagu garaacay koonfurta Kha rtuum ayaa waxaa ku dhintey illaa 11 qof oo rayid ah,halka Bariga Khartoum lix qof oo rayid ah ay ku dhinteen sida ay shaacisay wakaalada wararka ee Reuters oo soo xigatay mid ka mid ah dadka ku nool magaalada Khartoum.

Dagaalada ka bilowday caasimada Su dan ayaa ku fidey gobolo kale oo uu ka mid yahay gobolka galbeedka ee Darfur iyo gobolka Kordo fan oo ah dhul ku caan ah beeraha iyo xoolaha.

Dagaalka u dhexeeya ciidamada Sudan iyo xoogaga taageerada degdega ah (RSF) ayaa qarxay 15-kii Abriil, taas oo ka dhalatay xiisado la xidhiidha qorshe caal ami ah oo uu taageera yo oo loogu gudb ayo xukunka rayidka ah.

Colaadda ayaa dishay boqollaal rayid ah wa xayna barakicisay in ka badan 1.9 milyan, taa soo dhalisay masiibo bini’aadan tinimo oo weyn oo khatar ku ah inay ku fiddo gobol aan xasill oonayn.

DANJIRE REER YURUB OO DIBLOMAAS IYIINTA AFRIKA KA CADHEYSIIYEY


Dragos TigauXIGASHADA SAWIRKA,AFP

Qoraalka sawirka, Dragos Tigau Romania ay aa u yeertay safiirkeedii u fadhi yay Kenya isla markaana raali gelin ka bixisay kadib markii uu Afrikaanka la barbar dhigay daanyeerro.

Dragos Tigau ayaa hadal kan ka sheegay kulan ka dhac ay dhisme ay Qaramada Mido obay ku leedahay magaalada Nairobi ee xarun ta dalka Kenya 26-kii April.

Sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee AFP, Mr Tigau ayaa yiri "kooxda Afrikaanka ah ayaa nagu soo biirtay" oo uu ula jeeday danye erro kasoo muuqday dariishadda dhismaha.

Dhaqanka Mr Tigau ayaa waxaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday Khamiistii Dorraad sarkaal ka tirsan waaxda arrimaha dibadda Ken ya Kamau Macharia.

Bartiisa Twitter-ka ayuu Mr Macharia kusoo qoray in uu "yaaban yahay oo uu ka yaqyaqs aday" hadalka, wuxuuna ku andacooday in la is ku dayay in la qariyo hab-dhaqanka Mr Tigau oo hoos loo xaliyo.

Dublamaasiyiinta Afrikaanka ah ayaa Jimc ihii dalbaday raaligelin dadweyne, sida uu qor ay wargeyska Standard ee Kenya, iyagoo ku adkaystay in raalligelin hoose aysan ku filnayn.

Sabtidii, Romania waxay ku dhawaaqd ay in kaliya lagu wargeliyay dhacdada toddobaadkan oo ay hadda bilaabeen "habraaca dib loogu yee ray safiirka".

"Aad ayaan uga xunahay xaaladdan, waxaan an raali gelin ka bixinaynaa dhammaan dadkii ay arrintani saameysay,” ayaa lagu yiri qoraal ka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Romania.

"Dhaqan kasta ama faallo kasta oo ku saabs an dabeecadda cunsuriyadda gabi ahaanba waa wax aan la aqbali karin," ayay raacisay, iya doo sheegtay inay rajeynayso inaysan saame yn ku yeelan xiriirka ay la leedahay dalalka Afrika. Romania inta badan waxay la xidhiidhaa wadamada Afrika iyada oo ka mid ah xubnaha Midowga Yurub, laakiin waxay la leedahay he shiisyo ganacsi oo laba geesood ah Masar iyo kuwo kale.

Dowladda Kenya ayaan ka hadlin go’aanka loogu yeeray Mr Tigau. Warbaahinta Romania ayaa dhaleeceysay hab-dhaqankiisa, waxayna sheegeen in tani aysan ahayn markii ugu hor reysay oo dalkaas ay ceebayso aflagaaddo ay diplomaasiyiintu samee yeen. Siyaasiyiinta Afrika XIGASHADA SAWIRKA,ARABNEWS

Qoraalka sawirka, Diblo maasiyiinta ayaa sheegay in ay la amakaageen hadal ka cunsuriyadda ah ee Dra gos Tigau kasoo yeeray Sannadkii 2014-kii, safiirkii Romania u fadhiyay Armenia ayaa dib loogu yeeray ka dib markii uu kaftan naceyb ah ka sameeyay madaxda Yuhuuda oo uu su’aal galiyay anshaxa xiriirka dadka isku jinsiga ah.

Sannadkii xigay, Bucharest ayaa raaligelin bixiyay ka dib markii lagu martiqaaday soo dhawaynta safaaradeeda Paris si lama filaan ah ay ugu jirtay sharraxaadyo aan wanaagsan ayn oo ku saabsan martida qaar - iyaga oo ku calaamadiyay "wax xun" iyo "aan la rabin" iyo waxyaabo kale.

Dhaqanka ah in Afrikaanka ay diplomaasiyi inta reer galbeedku ku tilmaamaan daanyeerro ayaan ahany mid cusub ama ku eg Romania.

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Ronald Reagan ayaa ku tilmaamay wufuudda Afrikaan ah ee Qaramada Midoobay "Daayeero”, cajal ado 2019kii la soo saaray oo ay daabacday majalad Mareykan ah.

Waxa uu faallooyinkan ku sheegay 1971-kii taleefoon uu kula xidhiidhay madaxweynihii xilligaas ee Richard Nixon.

Mr.Reagan, oo xilligaas ahaa barasa abka California, ayaa ka carooday in wufuud Afrik aan ah oo Qaramada Midoobay u codeysay ay ka safteen Mareykanka.

Xubnaha wafdiga Tanzania ayaa bilaa bay qoob ka ciyaar ka dib markii Qaram ada Mido obay ay u codeysay in la aqoon sado Shiinaha lana saaro Taiwan.

Mr Reagan, oo taageere u ahaa Tai wan, ay aa wacay madaxweynaha maalintii xigtay si uu u muujiyo sida uu uga xun yahay.

Wuxuu yiri: "In aan arko... daayeerrada ka yi mid dalalka Afrika - nacladda aan xi taa weli baran sida gabaha loo xidho!"

Mr Nixon, oo xilka madaxweynenimada iska casilay 1974-tii, ayaa markaas la maq layay isa goo qoslaya.

XIGASHO:-BBC


UU YAHAY SHARCIGA SOOGALO OTIGA KA DHANKA AH EE MIDOWGA YURUB SOO SAARAY?


Muhajiriin Article information Author,Ahmed Cadceed Role,Freelance journalist at BBC So mali News Twitter,@AhmedAdeat Xilli ay Yurub kusoo badanayaan xisbiyada midigta fog ee soo galootiga kasoo horjeeda ayuu Midowga Yurub soo saaray xeerar lagu adkaynayo xud duudaha si aysan usoo galin muhaajiriin sharci darro ah. Soo jeedinta oo niskii dambe ee kha miista la ansixiyey ayey ku jiraan taallaabooyin adadag oo ka dhan ah muhaajiriinta.

Balse dadka u dooda xuquuqda dadka qoxoot iga iyo muhaajiriinta ayaa ka digay in isbaddelku sii adkayn doono in ay dadk a magan galyo doonka kusii adkaan doo nto in ay Yurub ka helaan magangalyo amni.

Sharciga ayaa fudude ynaya in dadka soo galoot iga ah si fudud loo tarxiilo haddii loo arko in aysan u qalmin magangalyo ay Yur ub kaga helaan ilaalin amni, waxaana sidoo ka la la yareynayaa culayska soo galootiga ee saa ran dalka Talyaaniga oo xilliyadii u dambeeyay ay ka taagneyd dhibaato muhaajiriin, iyaga oo si wada jir ah ay dalalka Midowga Yurub u qaa danayaan mas'uuliyadda soo galootiga ee xudduudaha dalkaas. Heshiiska ayaa loo arkaa in uu yahay guul usoo hoyatay raysal wasaar aha Talyaaniga ee midigta fog oo ballan qadya deeda ahaa in ay xakamaynayso soogalootiga ay u sahashay in xisbigeedu hanto dawladda.

Muxuu yahay xeerkan cusub?

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Midowga Yurub ayaa qaadanaya habraac gu ud oo ay ku mideysan yihiin kaas oo la yiraah do, Korjoogteynta Hab raaca Magangelyo doon ka (APR), waxaana looga baahan yahay inay dadka magan gelyadoonka ah raacaan si ay u raadsadaan ilaalinta caalamiga ah.

Waxaa la dedajinayaa muddada ay qaadana yso soo afjaridda habraaca codsiyada maga ngalyo doonka.

Inkasta oo sharcigani adkaynayo sida ay dad ku kusoo gali lahaayeen dalalka Midowga Yurub fududeynta tarxiilka kuwa loo arko in aysan xaq u lahayn qaabilaad, haddana wuxuu sharcigani qeexayaa xuquuqda dadka magan galyo doonka ah ee Yurub. Waxaa ka mid ah xuquuqdaas sida ay sheegeen Midowga Yurub ‘in qofka la siiyo adeegyada ay ka mid yihiin tur jumaan, xaqa uu u leeyahay in uu helo caaw inaad sharci iyo matalaad’.

Balse waxay sidoo kale sheegeen Midowga Yurub, in habraacyadani ay ka hortagi doonaan in nidaamka si khaldan loo isticmaalo, iyada oo laga hortagayo in dadku ay isku dayaan siya abo kale oo ay ku galaan ama magangalyo ka ga helaan dalalka Midowga Yurub.

Inkasta oo xeeraka cusub uu xoojinayo xee rarkii hore u jiray ee tallaabooyinka lagu heshiiyey waxaa ka mid ah in wax laga baddal ay xilliga: dalka xubinta ka ah Midowga Yurub ee soo galitaanka koowaad ka dhoco ayaa mas'uul ka noqon doona codsiga magang alyada muddo laba sano ah. marka waddan uu rabo in uu qof ka u wareejiyo dalka xubinta ka ah oo dhab ah aantii mas'uul ka ah soogalootiga oo uu qofkani baxsado (tusaale marka uu tahriibuhu dhuuma nayo si uu uga baxsado wareejinta) mas'uuliy adu waxa ay u wareegaysaa dalka xubinta ka ah sadex sano kadib.

Haddii waddan xubin ka ah uu diido codsad aha nidaamka xudduudaha, mas'uuliyadda qof kaas waxay dhammaan doontaa 15 bilood ka dib (haddii ay dhacdo codsi dib loo cusboone ysiiyay).

Tan ayaa kusoo aadaysa iyada oo toddobaa dkii tagay uu Ingiriisku soo saaray shaci cusub oo lagu xakameynayo soo galootiga.

Kharashka lagu haynayo iyo masaafurinta dadka sharci darada ku imaanaya UK doomaha yar yar ee hoos imanaya sharciga cusub ee la qorsheeyay ayaa noqon kara lacag dhan £6bn labada sano ee soo socota, sida ay dawladda UK saadlisay. Sharciga ka dhanka ah dadka muhaajiriinta sharci darrada ah ayaa hadda maraya baarlamaanka.

BBC-du waxay fahansan tahay in Home Off ice-ku uu qiyaasayo in xarumaha dadka lagu hayo, hoygooda iyo dib ucelintooda joogto ah ay ku qarash gareyn doonto inta u dhaxaysa £3bn iyo £6bn.Waxay awood u siinaysaa wasiirada inay dib uceliyaan qof kasta oo si sharci darro ah ku yimaada UK.Muhaajiriintan waa laga mamnuuci do onaa inay magangalyo ka dalbadaan UK. XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip