
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 11-KA JUUN 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wakiil ka M/ Afrika ee Soomaaliya oo ka wada hadlay habra aca dhimista ciidama da ATMIS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka So omaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya ku la kulmay Wakiilka Gaarka ah Midowga Afr ika u qaabilsan Soomaaliya Mohamed El-Amine Souef oo uu wehliyo Taliyaha Guud ee Cii damada ATMIS Sam Okiding ayaa ka wadahadlay habraaca dhimista ciida mada ATMIS oo Soomaali ya ka baxaya dhamaadka sanadka 2024 iyo ku ware ejin ta amniga Ciidanka Xoogga Dalka Sooma aliyeed.
Ambasadoor Mohamed El-Amine Souef ayaa bo gaadiyey daddaallada ay ku bixine yso dowladda da gaalka argagixisada looga xoreynayo dalka iyo dar dargelinta howlga llada wajiga labaad ee lagu cirib tirayo Kha waarijta Al-Shabaab, kuwaas oo khatar ku ah nolosha iyo horumarka shacabka Soom aaliyeed.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka duu laya guul aha isdabajoogga ah ee geesiy aasha Soomaaliyeed ay ka soo hoyeen howlgalka xoreynta dalka iyo dag aalka ka dhanka argagixisada ayaa xoogga saaraya abaabulka taageerada farsamo iyo milatari ee wajiga labaad ee howlgalka lagaga ci rib-tirayo khawaarijta Alshabaab dalka iyo guud ahaan gobolka iyo Soom aaliya laga qaado cunaqabateynta hubka, lana dha qan geliyo qorshaha kala guurka si loo ga aro Soo maaliya nabad ah.
Ra”iisul wasaare-xigeenka XFS oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliy eed ee dalka Zambia
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Md.e Saa lax Axmed Jaamac, oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Zambia, ayaa uga war-bixiyay xaaladda dalka iyo dagaalka lagula jiro kooxaha khawaarijta.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo magaalada Lus aka ee caasimadda dalka Zambia kaga qeyb galay shir-madaxeedka 22aad ee suuqa Bariga iyo Koo nfurta Afrika ee COMESA ayaa kulan la qaatay jaal iyadda Soomaaliyeed oo dalkan ku leh ganacsiyo kala duwan.
Wasiirka warfaafinta oo hawl-wadeen adda warbaahinta qaranka u furay tabab bar kor loogu qaaday xirfadooda Qoraal
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dha qanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa tababbar ku saabsan Afka Soomaaliga u furay qaar ka mid ah wariyayaasha ka hawlgala War baahinta Qaranka.
Tababarkan ayaa waxa iska kaasha naya xarunta Akeedamiyadda Qaranka waxana awooda lagu saar ayaa kor u qaadista Afka hooyo iyo siday warbaah inta qaranku qayb uga noqon lahayd sidoo kalena kor loogu qaadi lahaa faafreebka qoraalka ee warba ahinta qaranka. Tababarkan ayaa waxa uu xarunta wasaaradda warfaafinta ka socon doonaa mudo tob ban casho ah.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Tacsi yeeyey geerida guddoomiyihii hore ee Bankiga dhexe ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoy ska qara aba da, iyo ummadda Soomaa liyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Gu ddoomiyihii Hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Marxuum Maxamuud Maxamed Nuur
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in Maxamuud Maxamed Nuur uu u soo adeegay qaranka Soomaaliyeed, isagoo soo qabtay xilal kala duwan oo heer qaran, kuwaas oo ay ka mid yihiin Gudoo miyahii Bankiga Horumarinta Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Bankiga Dhaxe ee Soomaaliya.
Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxa muud ay aa Marxuumka Alle u weydiiyey in uu hoygiisa ka ye elo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka si iyo qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday.
Badaxweynaha Galmudug oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Waxbarashadda Galmudug
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo wehliyo wasiirka Wasaaradda Waxbr ashada Galmudug ayaa xariiga ka jaray dhisme cusub oo ay ku shaqeyn doonto Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug
Munaasabadda xarig jarka waxaa kasoo qayb galay xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, mudanayaal ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudu
Madaxweyne Deni oo Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Pu ntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Dorraad Qa sriga Madaxtooyada Pun tland ku qaabilay Ergayga cusub ee Qar amada Midoobey ee Soomaaliya Dan jire Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaam inaysay.
Ergayga Qaramada Midoobey ee Soom aaliya Cat riona Laing, ayaa ugu hambaly eeyaysay Ma daxweynaha iyo Guud ah aan Dowladda Puntland Doorashooyinkii Gole yaa sha deegaanka ee ka qab soomay Punt land, waxa yna ku tilmaamtay jihada saxda ee la rabo Soomaaliya inay aado Must aq balka.
Sidoo kale waxaa kulanka looga hadlay xaaladda Laascaanood iyo sidii loo xoojin laha gargaarka bani’aadanimo ee dadkii ba rakacay, dhinaca kale Madaxweynaha ay aa uga mahadceliyay Qaramada Midoobey go’aankii Golaha Amnigu ka soo saaray xaaladda Laascaanood.
Waxaa madaxweynaha kulanka ku weh eliyay ma daxweyne ku xigeenka Puntland Md.Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Wasiirada Qorsheynta, Arri maha Gudaha, Maaliyadda, Caafimaadka, Wasiiru Dowl aha Ma daxtooyada iyo La-taliyeyaal Madaxwe yne.
Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS oo ka dooday Hindise sharciyeedka Hay’adda Xisaabiyaasha Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baa rlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 4-aad ee Golaha Shacabka oo ajandihiisu ahaa akhrinta koowaad ee Hindisa Sharciyeedka Sharciga Hay’ad da Xisaabiyayaasha Soo maaliyeed.
Kulanka waxaa goob joog ahaa Ku-xig eenka 1-aad ee Golaha Shacabka Marwo Sa cdiyo Yaasiin Xa aji Samatar iyo ku xig eenka Labaad Mudane Cab dullahi Cumar Abshirow. Kulanka ayaa waxaa ugu horeyn hadal ka jeediyay Wasiirka ku-xigeenka Wa saaradda Maal iyadda Xukuumadda Fe deraalka Soo maaliya Mud ane Cabdiqafaar Xaange oo warbixin ka siiyay Gol aha Shacabka ayaa sheegay in sharciga uu nid aam inaayo qaab-howleedka mihnadda xirf adlayaasha xisaabiyaasha Jamhuuriyad da Federaalka Soom aaliya.
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ka do oday Sharciga Hay’adda Xisaabiya asha Soom aaliyeed ee hadii sharcigeeda la ansixiyo la dhisi doono xirfadlayaal sarre oo ka shaqeeya xisaaba adka Dowladda ay aa waxay sheegeen in sharcigan uu leeya hay muhiimad gaar ah la marsiiyo guddiga maaliyadda si ay u soo turxaan bixiyaan, shaqada iyo habraaca loogu baahan yah ay.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo soo xiray kulanka Dorraad ayaa sheeg ay in Hindise Sharciyeedkan Hay’adda Xisaabiyaasha Soomaa liyeed lagu waree jiyo Guddiga Maaliyadda si loo marsiiyo habriicii looga baahnaa, ka dibna ay dib ugu soo celiyaan fadhiga Golaha Shacab ka si ay waajibaadkooda ugu gutaan Xildh ibaannadda.
Xabad Joojin 24 Saac Ah Oo Ka Dhaqan Gashay Magaalada Khartuom
Caasimadda Suudaan ee Khartoum ayaa xasil loon ka dib markii ay bilaabatay xabbad-joojin 24-saac ah – isku daygii ugu dambeeyay ee lagu soo afjarayo dagaalka u dhex eeya ciidammada Suu daan iyo kooxda Rapid Support Forces (RSF). Dhexdhexaadiyayaashu ayaa ku dhawaaqay xabbad joojin 24 saac ah oo Suudaan laga bilaabo horaanta Sabtida.
"Tan iyo markii uu dagaalku billowday [Abriil 15], tani waa markii ugu horreysay oo ay saacado socd aan xabad joojin, mana maqalno dhawaqa hubka. Dorraad gabi ahaanba way ka duwanayd,” ayuu yiri Xamed Ibraahim, oo ku nool bariga Khartoum.
Mid ka mid ah suuqa Khartoum, ayaa la arkayay dad ka oo u xusul duubaya sidii ay u kaydsan lah aayeen khudaarta iyo agab ka kale ee aasaasiga ah.
Xabad joojinta ay garwadeenka ka yih iin Mareyk anka iyo Sacuudi Carabiya ayaa dhaqangash ay la ga bilaabo 6 subaxnimo (04:00 GMT) Sabtidii iyadoo rajada ay qab aan dhexdhexaadiyeyaasha in joojinta dag aalka ay fududeyso in si badbaado leh loo gu gudbiyo gargaarka bini’aadantinimo ee aadka loogu baahan yahay dalka oo dhan.
Xabad joojin hore oo xiriir ah ayaa dhac day iya doo labada dhinac ay ku eedeeye en midka kale in uu jebiyay oo uu ku xadg udbay
Toddobaad ka hor xabbad joojinta, dagaal ku waxa uu ku soo ururay saldhigyada muhiimka ah ee ciid ammada, iyadoo RSF ay sheegtay in ay la wareeg tay xarun hubka lagu soo saaro oo ku taal qaybta koonfureed ee caasimadda.
Dadka deegaanka ayaa soo sheegay in gantaala da lidka diyaaradaha ay ku soo dhaceen koonfurta Khartoum iyo degmada Sharg el-Nil ee ku teedsan webiga Niil, ku waas oo weerar xagga cirka ah lagu qaa day wax yar ka hor inta aysan dhaqan gelin xab bad joojinta. Hay’adaha gargaarka ayaa rajeynaya inay soo far ageliyaan si loo yareeyo qaar ka mid ah gabaabsiga, laakiin waxay u baa han doonaan dam maanad qaadka si nab ad ah oo ay uga gudbaan dhinacyada isku haya si ay u gaaraan qaybo ka mid ah caa simadda
C/C/Shakuur oo shaaciyey ujeed ay AL-SHAB AAB ka lahaayeen weerarkii Liido
Xildhibaan Cabdishakuur Warsame, si doo kal ena ah ergeyga gaarka ah ee ma daxweynaha So omaaliya u qaabilsan arr imaha bani’aadanimada ayaa ka hadlay we erarkii ay Habeen hore kooxda Al-Shabaab ku qaa deen agagaarka xeebta Liido.
War qoraal oo ah oo uu soo saar ay Cab diraxmaan Cabdishakuur ay aa waxa uu ku sheegay in ujeedka Al-Shabaab uu ahaa inay beegs da an shacabka u Dalxiis tegay halka asi.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in xoo gaga Al-Sha baab ay duulaan ku yihiin far xadda iyo quruxda noloshada, sida uu hadalka u dhigay.
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la gar-naqsaday Al-Shabaab ayaa yiri "War haddii aad xu kun doonaysaan maxa ad dadkii aad xukumi laha yd een u xasuuq deen?”.
Ugu dambeyn wuxuu boggaadiyay ciid amada ammaanka ee soo afjaray weerar kaas, isaga oo sidoo kale tacsi u diray dha mmaan ehallada ay dadkooda ku dhinteen weerarka lagu qaaday hoteelka Pearl Beach oo ku yaalla agagaarka xeebta ee degmada Cabdcasiis.
Halkan hoose ka aqriso:-
Waxay u dileen maxaad ugu soo baxdeen jawiga deggan ee quruxda badan oo ay hirka badda iyo hawada neecawda leh is haleelayaan?
Waxay duullaan ku yihiin farxadda iyo quruxda nolosha, nabadda, iyo xasillo onida. Sida keli ah ee ay jiritaankooda ku muujin karaan waa in ay weeraro argagax isnimo, dil iyo xasuuq geystaan, haddii kale waa la iloobayaa, dadkuna amarkooda u hoggaans ami mayaan.
Waa duul ka qalbi adag, ka arxan iyo naxariis da ran, ka bahalsan maafiyada caa lamiga ah iyo koox aha ku hawllan dan biyada abaabulan.
Waxa keli ah ee la mid ah waa odayadii Carbeed ee xiligii jaahiliga hablaha ay dha laan nolosha ku aasi jiray ee maalinta qiya amaha iyaga iyo hablihii la is hor keenayo ka dibna inantii la nolol aasay la su’ aalayo danbi caynkee ah ayaad Dorraadsatay oo laguu dilay?
Dabcan inanta jawaab laga sugi mayo ee waxaa la doonayaa oo muuqaalkaa xan uunka iyo murugta badan loo keenayaa in la soo bandhigo naxariis la’a anta, qalbi ada yga, caqli darrida iyo bahalnimada odayadii gabdhahooda nolosha ku aasay.
Waxaa taa la mid ah Argagexisada Sha baab oo ay hubaal tahay in la horkeenayo dadkii ay Habeen hore ku laayeen Hoteelka Pearl Beach iyagoo nee cawda iyo jawiga deggan si nabdoon ugu cawayn aya iyo kumana ankii kale oo ay hoteellada, iskuulla da, maqaayadaha, suuqyada iyo jidadka ku dil een ama ku gawraceen.
War haddii aad xukun doonaysaan ma xaad dad kii aad xukumi lahaydeen u xasu uqdeen? haddii aad gaalo la diririyseen dadkani waa muslimiin ehel kiina ah, haddii aad dawlad la dagaalayseen dadkani waa rayad aan cidna wax u gaysan.
Waxaa boggaadin mudan ciidamada amniga. Allaha u naxariiso intii Habeen hore we erarkaas arg agexiso ku nafwaayey, marka laga reebo kuwii wee rarka soo qaaday.
Waligey xabad iyo qarax ma maqlin Habeen hore ka hor,” sidaas waxaa tiri…
Hooyo Soomaaliyeed oo kasoo badbaaday weera rkii Habeen hore lagu qaaday dhismaha hoteelka Pe arl Beach oo ku yaalla xeebta Liido ayaa ka shee keysay qaabka ay wax ku dhaceen iyo sida ay ku bad baadeen ayada iyo carr uurteeda.
Hooyadan ayaa sheegtay i dhnowaan ay dalka kusoo laabatay, isla-markaana ay kusoo barbaartay dalalka Carabta, waxayna sheegtay inay ku sugneyd hote elka oo ay ku dalxiisayeen ayada iyo carruurteeda, xilliga uu dhacayay weerarka ay ku qaadeen Shab aab. Waxa ay tilmaamtay in marka ay rasaastu bila abatay ay gudaha ugu carareen hoteelka, isla-mark aana ay meel luuqa ku jireen muddo dheer, kadibna ay mar dambe kasii boodeen darbiga, ayaga oo caa wimaad ka helaya ciidamada ammaanka ee dowl adda Soomaaliya.
"Meel aan Dalxiis aan u imaanay inaan annaga oo naxsan oo wal waleyno aan ka tegno waan ka xumahay, laakiin way dhacday calaa kulli xaal, hadd ana waxaan ku faraxsanahay inaan annaga oo caafimaad qabno ka tegnay,” ayay tiri hooyadan oo la hadashay Dalsan.
Sidoo kale waxa ay tilmaamtay in ay tahay markii ugu horreysay oo ay la kulanto weerar noocaan oo kale ah, isla-markaana ay maqasho xabad iyo qarax.
"Waa markii iigu horreysay ee aan waddankeyga imaado Carabta ayaa la’iigu soo dhalay, kuna soo baraabaray, markii iigi horreysay aniga iyo carruur teyda oo wadanka imaanay oo qarax aan arkeyno, wallaahi waligey meel xabad laga tuuraayo ma maq lin,” ayay raacisay.
Sidoo kale waxay kusii dartay "Habeen hore nax tin weyn ayay nagu aheyd aniga iyo ilmaheyga waa yo dhinac ayay ka ooynaayeen anne waan la ooyn aayay Habeen hore aad ayey u xumeyd”.
Weerarkan waxaa ku dhintay ugu yaraan 9 qof, oo saddex kamid ah ay ahaayeen askar ka tirsan cii danka ammaanka, halka lixda kalena ay ahaayeen dad rayid ah.
Waxaa sidoo kale weerarkan ku dhaawacmay 10 qof oo kale oo shacab ah, sida lagu sheegay warsa xaafadeed kasoo baxay Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
"Weerarka Khawaarijta waxaa ku shahiiday 6 mu waadin oo shacab ah, waxaana ku dhaawacmay 10 kale, intii ay badbaadintu socotay, waxaa ku shahii day 3 ka mid ah Ciidamada geesiyaasha ee amniga oo u dagaalamayay badbaadinta shacabka Soomaa liyeed” ayaa mar kale lagu yiri warsaxaafadeedka ka soo baxay dowladda.
Si kastaba, Xeebta Liido ayaa ah meel habeen ada Jimcaha aad u mashquul badan, oo ay tagaan dhallinyarada ku nool caasimadda Muqdisho, waxaa na la arkayey kumanaan qof oo markii uu wee rarku bilowday ka cararaya xeebta iyo hoteellada ku ya alla.
JANAN: Axmed Madoobe waxa uu ahaa qofkii ugu horreeyay oo qarax maleegay, lana beegsaday…
Cabdirashiid Janan, wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland oo haddana kamid ah siyaasiyiinta sida weyn isku hayaan madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxa uu ku eedeeyay inuu ahaa qofkii u hor reeyay ee qarax maleegay.
Janan ayaa sheegay in Ax med Mad oobe uu 2006-dii uu maleegay qarax lala beegsaday mad axweyne Cabdullaahi Yuu suf AUN, illaa haddana uu qaraxyo siya asadeed ka rido deeg aanada gobolka Gedo, sida uu ku sheegay wareysi cusub oo uu bixiyay.
"Axmed Maxamed Islaam waxa uu ahaa shaqsigii u horreeyay ee Umadda Soomaal iyeed qarax ay ku dhintaan oo hantidooda ku burburtay, qalbigoodana ka naxo gey stay illaa 2006-dii oo lagu fuliyay madax weyne Cabdullaahi Yuusuf.”
"Axmed warkayga waa dhageysanaya isaga ayaa marqaati u qabsanaya oo saddex berri gaarigaas qo oqanta gacant iisu ku waday oo ka ilaalinayay inay dadka ku qaraxdo maalinkii dambena ninkii naftii hal igaha usoo dhiibay.” Waxa uu intaas kusii daray "Waa qaraxii koowa ad ee Umadda Soomaali yeed ay dhagahooda maql aan, dhiiggooda ku daato, oo ay hantidooda ku burburtay.” Sidoo kale waxa uu ku eedeeyay in qa raxyada ka dhaca gobolka Gedo ee fuliso Al-Shab aab, uu soo dhex-marsado Axmed Madoobe, si loo cabsi geliyo siyaasiyiinta is hayaan, sida uu hadalka u dhigay.
"Qaraxyadan loo soo xawilay Gedo waxay Al-Shabaab noqdeen aalad la ade egsado, hadda aragt aan qarax lala raads aday qof siyaasi ah ama ganac sada waxaa la yidhaahda; walaal muxsin ah ayaa waxa uu naga soo dalbaday in mujrim hebel loo dilo oo dhaqaalihiisana wuu la baxay.”
Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in aan mar naba lagu argagaxeyn, laguna ogolaaneyn hoggaan ka Kismaayo qaraxy ada siyaasadeed ee uu soo maleego, sida uu ku eedeeyay madaxweynaha oo uu xil ligaan kala dhaxeeyo khilaaf siyaasadeed xoo ggan.
"Waa la noolanayaa waxaan hubaa colaad iyo naceyb kaga siyaada adiga (Ax med Madoobe) mo oyaane iyo waxa ku weyde wanaag kuma helaysid.”
Wiil dhalinyaro ah oo lagu gowracay Muqdisho
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga hel ayaa dhacdo xanuun badan oo ka dhacday degma da Dayniile ee gobolka Banaadir, kadib markii wiil dhalinyaro ahaa lagu gowracay xaafadda Barwaaqo oo ka tirsan gudaha degm adaas.
Marxuumka oo lagu magacaabi jiray, Cabdic asiis Axmed Maxamuud ay aa kamid ahaa dadka dee gaanka, waxaana meydkiisa, isaga oo la bireeyay lagu arkay isla xaafaddaasi.
Qaar kamid ah ehellada oo la hadlay Somali Cab le Tv ayaa sheegay in Cabdicasiis uu ahaa wiil dhali nyaro ah, sidoo kalena uu ahaa xerow raacda Kut ubada Cilmiga Diiniga ah.
Sidoo kale waxa ay tilmaameen in marxuumka la waayey labadii maalmood ee lasoo dhaafay, isla-markaana gelinkii dambe Jimcihii isag oo mayd ah laga helay meelo geedo ah oo ka tirsan isla xaafa dda Barwaaqo ee degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.
Mid kamid ah ehellada oo la hadlay Telefishinka Somalia Cable ayaa shaaca ka qaaday in aysan gar aneyn sababta loo dilay wiilkooda iyo sidoo kale cidda ka dambeysa intaba.
"Ninkan hadda wax kale oo aan korkiisa ku aragn ay malaha, laakiin mindi ayaa dhuunta ku tiilay ma la yaqaano waxa dilay iyo cid aan xitta shaki ka qabno ma jirto” ayuu yiri mid kamid ah ehellada marxuumka oo la hadlay Telefishinka Somalia Cable.
Ehellada ayaa sidoo kale farriin u diray dowladda Soomaaliya, waxayna dalbadeen in baaris lagu sam eeyo dhacda daasn, si gacanta loogu soo dhigo dad kii ka dambeeya dilkaasi.
"Waxaan dalbaneynaa in si cadaalad ah naloogu baaro wixii dhibkaas marxuumka u geystay,” ayay tiri hooyo kamid ah ehellada marxuumka la gowracay.
Sidoo kale Macallin Axmed Sheekh oo ah Shiikha kitaabada cilmiga u aqrin jiray marxuumka ayaa ka sheekeeyay shaqsiyadda marxuum Cabdicasiis Axmed Maxamuud.
"Ugu yaraan 5 sanno ayuu ila joogay oo aan wax u aqrinaayay nin wuxuu ahaa cilmiga heer fiican ka gaaray koley isagoo xaafadiisa iska jooga oo aan na bad-gelyo ku ognahay ayaa waxaan aragnay isaga oo meel yaalla oo la gowracay” ayuu yiri Macallin Axmed Sheekh.
Allaha u naxariistee marxuumka ayaa Dorraad la gu aasay, qabuuro ku yaalla magaalada Muqdisho, ayada oo dadweyne kala duwan oo ka xumaa dilki isa ay ka qaybgaleen aaska.
Afar caruur ah oo laga helay keymaha Colombia 40 cisho kadib
Afar carruur ah ayaa nolol lagu helay ,iyagoo jo o ga kaymaha Colombia in ka badan shan toddobaad, ka dib markii ay burburtay diyaaradii ay la socdeen oo sidday illaa 7 ruux sida uu sheegay madax weynaha Colombia Gustavo Petro.
Ciidamada ayaa Jimcihii soo badbaadiyay carruu rtaan oo ku sugnaa meel u dhow xuduudka u dhexe eya gobollada Caqueta ee Colombia iyo Guaviare, oo u dhow halka ay diyaaradda yar ku burburtay.
Diyaaradda oo nooce edu ahaa Cessna 206 – ay aa siday toddobo qof ,wax aana diyaaradaasi la waay ey ama ugu war dambe ysay 1-dii May ,kadib kolkii ay ku timid cilad xagga mishiinka ah.
.Saddex qof oo waaweyn oo uu ku jiro duuliyihii diyaaradda iyo hooyada dhashay carruurta ayaa ku dhintay shilka diyaaradda, waxaana meydadkooda laga helay diyaaradda gudaheeda.
Afarta carruur ah ayaa da’dooda lagu kala shee gay 13, 9 , 4 iyo sidoo kale ilmo jira 12 bilood, wax aana Dorraad aroortii la geeyay caasimadda Bogota si loogu daweeyo.
Narcizo Mucutuy, oo ah awoowaha caruurtaasi, ayaa saxaafadda u sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay nolosha caruurtiisa,wuxuuna u mahadceliyay ciidamada Kolombiya.
Madaxweynaha Colombia Petro ayaa farriin uu soo dhigay Twitter-ka ku yidhi "badbaadinta caruurt aasi farxad ayeey u tahay dalka oo dhan”
Cali Jeyte oo go’aan cusub ka soo saaray dagaalka Al-Shabaab
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cus maan oo Dorraad dib ugu laabtay magaalada Beled weyne ayaa ka hadlay dagaalka Al-Shabaab, isagoo la dardaarmay bulshada gobolka Hiiraan.
Guddoomiye Cali Jeyte ayaa sidoo kale ka hadlay falal amni darro oo marar ka qaar ka dhaca gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
"Shacabka waxaan leeyahay qoryihiina qaata oo ku dhiirada inaad iska qabataan Shabaab-ka ku jira gudaha magaaladaan, maamulku wuxuu idin sii do onaa fursad aad ku soo gaarsiidaan xogta nabad-dii dka,” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan.
Gacan waxaan kula dagaalami doonaa Shabaab-ka qoryaha wata, gacana wax aan isaga qaba doo naa kuwa magaalada ku dhex dhuumanaya oo mii nooyinka aa sa, dadkana badda ka qaata,” ayuu had alkiisa ku sii daray guddoomiyaha gobolka Hiiraan.
Wuxuu sheegay in maalmihii lasoo dhaafay uu ku sugnaa magaalada Muqdi sho, isagoo raadinaya qo rshe lagu sugi karo amniga dadka ku nool gobolka Hiiraan.
Sidoo kale wuxuu sheegay in qorshihiisa ay ku ji rto in dib u heshiisiin dhab ah loo sa meeyo beelaha gobolka wada dega, "Gudaha magaalada waxaa idin kula jira Shabaab, furintana waxaa ka dagaala maya shacab qoryo wata, waa in lagu wada dhiirado daga alka oo Al-Shabaab laga adkaado,” ayuu yiri.
Guddoomiyaha ayaa balan qaaday in dhawaan uu bilaabi doono wajiga labaad ee dagaalka Al-Sha baab, isla markaana uu la imaan doono hoggaamin dhab ah. "Shacabka Soomaaliyeed waxaa u cadaatay in Shabaab aan ka adkaa karno, waxaan idinka rabaa in gabar iyo wiil ays an u kala harin markaan, natiijo muuqata ayaan ka gaarnay halgankii aan horay u soo galnay bilo ka hor,” ayuu yiri guddo omiye Cali Jeyte.
Dad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Wershad lagu farsameeyo Gantaalada
5 shaqaale ah ayaa Dorraad ku geeri yootay Qar ax ka dhacay Wershad lagu farsameeyo Gantaalada iyo waxyaabaha qarxa oo ku taalla Degmada Elm adağ oo 40 KM (25 miles) ka baxsan duleedka caas imadda dalka Turkiye ee Ankara.
Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaa radda Dif aaca Qaranka ee dalkaasi ayaa lagu xaqiijiyey inuu Qaraxaasi ka dhacay Shirkadda MKE (Mechanical and Chemi cal Industry Corporation) Rocket and Expl osives Factory).
Qaraxa ayaa la sheegay inuu Dhisma haasi ka dhacay abaarihii 8:45 daqiiqo ee Dorraad ee xilliga dalkaasi, waxayna u bad an tahay inuu Qaraxaasi ka dhacay cillad dhanka Kiimikada, muddadii ay soc otay soo-saarka Gantaalka, sida laga soo xigtay Gud doomiyaha Gobalka Ankara, Vasip Şa hin oo Sux ufiyiinta la hadlay.
Dhanka kale, Ma daxweyne Erdo ğan ay aa waxa uu Was iirka Difaaca Qaran ka dal kaasi, Yaşar Güler ka dhegeyst ay Warbixin ta hordhaca ee Shilkaasi, iyadoo uu Er do ğan u Tacsideeyey Qoysaska iyo Qaraaba da ee dadkii naftooda ku waayey Qarax aasi.
Meydadka dagaalamayaal ka tirsan Al-shaba ab oo lagu soo bandhigay magaalada Kismaayo
Ciidamada Kumaandooska Danab oo kaashana ya kuwa Nabad sugida maam ulka Jubbaland ayaa howlgalo qorshey san oo lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Ururka Al-shabaab ka samee yay deeg aano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.
Ciidamada ayaa howlgalada xoogooda ka sam eeyay deegaanada Kaamjaroon, Yaaq xaluul iyo deegaano kale oo ka tirsan Jubbada Hoose.Ciid amada iskaashanaya ayaa magaala da Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose kusoo bandhigay meydadka xubno ka tirsan Shabaab oo ay kusoo dileen howlgalada ay saacadahii lasoo dhaafay ka sameeyeen deegaanada ka tirsan Jubbada Hoose.
Saraakiil ka tirsan ciidamada oo la hada shay wa rbaahinta ayaa sheegay in how lgalada ay ku bur buriyeen fariisimo iyo ga baadyo kooxda Al-shabaab ay ku lahayeen deegaano dhowr ah oo ku yaala Waqo oyiga Jubbada Hoose, islamarkaana ay ku soo furteen hub iyo gaadiid ay lahaayeen Ururka Al-shabaab.
Howlgaladaan ayaa kusoo beegmaya, iy adoo todobaadkii lasoo dhaafay howlgalo noocaan oo kale ah oo ay ka sameeyeen ciidamada Danab iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland deegaano ka tirsan Jubba da Hoose oo ay ku dileen dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab.
Turkiga Oo Qabtay $1 Bilyan Oo Faalso Ah, Loona Waday Afrika
Ciidamada ammaanka dalka Turkiga ayaa mag aalada Istanbul ku qabtay lacag dhan 1 bilyan oo dollar oo faalso ah, wax aana sidoo kale la xiray lix qof oo ku lug lahaa howlgalkaasi, kuwaasoo mid ka mid ah u dhashay dalka Ghana iyo saddex qof oo Swedish ah, sida uu sheegay xafiiska gudd oomiyaha gobolka. Ciidamada koofiya casta ayaa dadkan ku raad-joogay, iyada oo markii dambe ay ka soo qabteen goob bakhaar ah oo ku taa lla degmada Kagithane ee magaalada Ista nbul, halkaasoo ay ku qabteen lacagta boq ob-boqolka dollar ah ee been-abuurka ah ee loogu talagalay in loo diro dalalka Afr ika, sida uu sheegay xafiisku.
Eedeysanayaasha ayaa la baaray gur yihii ay deg enaayeen, waxaana laga qaat ay lacagihii iyo agabkii ay wateen. Qunsu liyada Iswidishka iyo Gha na aya la ogeys iiyay qabashada xubnahan.
Falkan been abuurka ah ayaa ahaa kii ugu wey naa ee taariikhda dalka Turkiga, sida uu sheegay xafiiska guddoomiyaha gobolka
Gudoomiyaha Bankiga dhexe ee Nigeria oo la xiray
Booliska dalka Nigeria ayaa sheegay in ay xabsi ga dhigeen gudoomiyaha bangiga dhexe ee dalkaasi xili ay baaritaan ku jireen.
Madaxweynaha cusub ee Nigeria, Bola Tinubu, ayaa ku dhawaaqay in uu shaqada ka joojiyay gavanaha, Godwin Emefiele, iy adoo si degdeg ah loo dhaqan gelinayo iya doo ay jirto isbedello la qorsheeyay oo lagu sameeyay waaxda maaliyadda.
Caleemo-saarkiisii todobaadkii hore, Ma daxwey ne Tinubu waxa uu dhaliilay siya asadda lacagta ee Mr Emefiele iyo sida uu u maareeyo lacagta Nigeria.
Boris Johnson oo iska casilay Xubinim ada Baar lamaanka UK
Boris Johnson Ra’iisulwsaarihii hore eeUK ayaa iska casilay xubinimada Baarl am aanka UK kadib markii uu shee gay in "lagu qasbay” in laga saaro baarlamaanka sababo la xiriira fadeexadii Partygate.
Boris johnosn ayaa si hordhac ah u arkay warbixin ay soo saareen guddi xildhiba ano ah oo ku saabsan in uu marin habaabiyay gol aha shacabka iyo in kale. Qoraal iscasilaad ah oo uu soo saaray ayuu guddiga ku tilmaamay "Maxkamad Kangaroo ah” oo ujeedkeedu ahaa "in dambi la igu helo” ayuu yiri Boris Johnson.
Hogaamiye ku xigeen ka xisbiga shaqaalaha Angela Rayner ayaa Johnson ku tilDorraady "fuley” kaas oo oo aan aqbalayn mas’uuliyadda ka dhalatay ficilkiisa. Iscasilaadda Johnson waxay dhalin doont aa doorasho ku celis ah oo laga qabto kursigiisa galbeedka London ee Uxbridge iyo South Ruislip.
Elsisi iyo William Ruto oo ka wada ha dlay deganaanshaha Qaarada Afrika
Madaxweynayaasha dalalka Masar, C/Fataax Elsisi iyo dhigiisa dalka Kenya, William Ruto ayaa waxay kulan doceed ku yeesheen Shirkii
Madaxda dalalka xub naha ka ah Suuqa Guud ee Bariga iyo Ko onfurta Afrika (COMESA) oo lagu qabtay Caasimadda dalka Zambia ee Lusaka.
Afhayeenka Madaxtooyada Masar, Ah med Fahmy WADA ayaa waxa uu tilma amay inay lab ada Madaxweyne ka wada hadleen Xoojinta Xi riirka labada dal, gaar ahaan Ganacsiga iyo Maa lgashiga Masaa rida ee dalka Kenya.
Madaxweyne Elsisi waxa kale oo uu Wil liam Ruto u sheegay Xiriirka Taariikhiga ee labada Wa ddan iyo doorka muhiimka ee Kenya ka qaa danayso Xoojinta iyo Degan aanshaha Qaaradda
AFAR ARRIMOOD KA OGOW WEERAR KII HOTEELKA PEARL BEACH
Peral Beach XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Waxaa Dorraad hoteelka Pearl Beach ee magaalada Muqdisho ku sii qulqulayay dad baadigoobaya qara abadooda, kaddib weerar Habeen hore loo geystay hoteelkaas.
Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in sagaal qof – oo ay ku jiraan lix rayid ah – lagu dilay weerarka Habeen hore lala beegsaday hoteelkan. Toddobo nin oo al- Shabaab ka tirsan ayaa galay hoteelka Pearl Beach fiidnimadii Habeen hore tan oo sababta y in ugu yaraan 10 qof ay ku dhaawacmaan, sida la gu yiri war-saxaafadeedka booliiska.
In ka badan 80 qof ayaa laga soo badb aadiyay hoteelka, sida uu sheegay booliiska.
Waxaa intaa dheer, Cabdulqaadir Cabdi raxmaan, oo ah agaasimaha adeegga Aam in ambulance, ay aa sheegay in kooxdiisa ay goobta ka soo qaadeen in ka badan 20 dhaawac ah.
Howlgalka lagu soo afjarayay weerarkan ayaa dha mmaaday arroortii hore Dorraad, iyadoo dhammaan raggii weerarka soo qa aday uu booliiska Soom aaliya sheegay in ay dileen.
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuli yadda wee rarkan, waxayna sheegtay inay dileen in ka badan 20 qof.Weerarkan ayaa ku soo aadaya toddob aa dyo kadib markii al- Shabaab ay tiro cii damada Uga nda ah ku dileen deegaanka Buulo Mareer oo 110 km koofur kaga began Muqdisho.
Qaabka uu weerarku u dhacay
Peral Beach XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Rag hubeysan ayaa Habeen hore gudaha u ga lay hoteelkan ku ya alla Xeebta Liido ee ma gaalada Muqdisho.
Weerarrada noocan ah ayaa mararka qaar loo adeegsadaa gawaari, ba lse ragga weerarka soo qaaday ayaa ahaa kuwo xi rnaa jaakado walxa qarxa ay ku rakiban yihiin, ku waasoo qaarkood is qarxiyay, halka kuwa kalena ay ka dhex dagaallam ayeen gudaha.
War-saxaafadeedka ka soo baxay dow ladda ay aa lagu sheegay in raggan ay aha ayeen toddoba, is la markaana dhammaan tood ay dileen ciidamada Soomaaliya oo goobta yimid.
Muqdisho
XIGASHADA SAWIRKA,RADIO MOGADISHU
Bishii January ee sanadkan ayay ahayd markii weerar lagu qaaday xarunta gobolka Banaadir.
Al-shabaab ayaa sheegatay weerarkaas oo ay ku dhinteen dad rayid ah iyo kuwo kale oo u sha qeynayay maamul ka gobolka. Weerarrada noocan ah ayaan wax sabab ah loo heyn sida ay ku suurtaga laan, iyadoo saraakiisha dowladdu ay ku celceliyaan in Al-Shabaab ay yihiin "dad aan laga dhex aqoonsan karin bulshada kale".
Muddada lagu soo afjaray
Hoteelka XIGASHADA SAWIRKA,SONNA
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in saacado ko oban lagu soo afjaray weerarkan. Weerarka oo Habeen hore fiidkii billowday ayay dowladdu sheegtay in la soo afjaray abb aaro 2:00 am Dorr aad. Weerarrada noocan ah qaarkood ayaa qaadan jiray in ka badan maalin in lagu soo afjaro.
Weerarkii bishii November sanadkii ho re lagu qa aday hoteelka Villa Rays ee mag aalada Muqdisho ayaa qaatay 20 saacad ood in lagu soo afjaro. We erarkaas ayaa waxaa ku dhintay ilaa 14 qof, oo ay ku jireen siddeed rayid ah.
Weerarkaasna waxaa sheegatay kooxda al-Shab aab.
Amniga magaalada wax aa lagu wareejiyay ciidan kaHaramcad XIGASHA DA SAWIRKA, FACEBOK
Bishii Febraayo ee san adkan waxaa magaalada Muqdisho la geeyay ciida mo uu madaxweyne Xas an Sheekh Maxamuud tab abar ugu soo xiray dalka Ug anda,kuwaas oo la she egay inay qayb ka noqon ay aan cutubyada qaybaha kala duwan ee sugaya am maanka magaalada caasimad da ah ee Mu qdisho.
Isla markii la keenayba waxaa baraha bulshada qabsaday hadal haynta ciidama dan cusub, iyada oo siyaabo kala duwan dadku uga hadlayeen.
Ciidamadan ayaa sidoo kale sugayay ammaanka Muqdisho, intii lagu guda jiray bisha Ramadaan, wax aana sida dowladda Soomaaliya ay sheegtay xilliga as yaraaday weerarradii dhici jiray bilihii Soon ee san adihii hore.
Maxay yihiin ciidamadan?
Haramcad
XIGASHADA SAWIRKA,VILLA SOMALIA
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaa liya, Jenaraal Cabdullahi Cali Ca anood ayaa BBC-da uga warramay arr intan.
Jeneraalku wuxuu ciidamadan ku tilmaamay kuwo gaar ah ama hawl gaar ah qabanaya, balse haddii aad maqashay magacyada sida, Danab, Gaashaan, Gorgor iyo Haramcad dha mmaan waa cii damo gaar ah ama si gaar ah u taba baran, waxaana taba bara dawlado kala du wan meelo kala duwanna waa lagu taba baraa, aalaana waxaa ka caawiya dawla dda Soomaaliya carbinta iyo qalabeynta cii damadan dawladaha ay saaxiibb aha yihiin.
"Ciidankani wuxuu ka mid yahay ciidam ada xo ogga Soomaaliyeed, tab abar buuna ku soo qaa tay dalka Uganda, waxaana loo diyaariyey fulinta wa ajibaad gaar ah” ayuu yiri Afhayeen Caanood.
Inkasta oo aanay lahayn magac u gaar ah ciidam adani sida Danab iyo kuwa kale, sida uu sheegay Af hayeen Cabdullahi Cali caanood, cii damada noocan ah waxaa loo yaqaan ‘Bolisia Mil itaare’, waxa uuna ku sheegay in ay qaab ahaan yihiin ciidammo mila tari ah balse haysta layli dhe eraad ah maadaama ay leeyihiin "shaqo ka duwan” tan milatariga caadiga ahi qabto, waxayna u sha qeynayaan "sida boliska”.
Hoteelka dhowaan ayaa magaca laga beddelay Peal Beach XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Hoteelka Pearl Beach ayaa dhowaan laga beddelay magaca isla markaana lagu sa meeyay dib u hab eyn. Hoteelkan oo hore loo oran jiray Ocean View hotel ay aa waxaa Jimco walba usoo caweysin taga dad aad u ba dan. Si kastaba, weerarkan ayaa kusoo aadayo, xilli mud dooyinkii u dambeeyay xaaladda ammaan ee Muqdi sho ay aheyd mid deggan, waxaana howlgallo ka wa day ciidamada Booliska iyo kuwa Boolis Mil ataaro ee lagu soo tababaray magaalada Kampala ee caasi mada Uganda.XIGASHO:-BBC
SOO SHAAC BIXII XIDIGA FILIDORRAAD HINDIGA- SANJAY DUTT ILAA DHAMAADKIISA
Sanjey XIGASHADA SAWIRKA, DHARMA/SCREEN GRAB/BBC
Sanjay Dutt oo filiDorraad looga bartay in uu jilo kaalinta halyeyga iyo geesinamada ayaa nolosha ca adiga ahna sidaas lagu til maamay.
Sheekada Sanjay OO sidoo kale gudaha Hind aya looga yeero, Sanju Baba ayaan halkan idiin ku soo gudbin doonnaa. Dabcan waxay ku bilaa ban doontaa waalidkiisa dhalay .. hooyadiis oo Nargis oo sidoo kale atariisho ah. Nargis oo wiilkeeda xabbaad ku dhifatay filin ka caanka ah ee "mother India” dhexdiisa, sababtu na tahay inuu qalad sameeyay. Balse dabcan tani waa filin oo kaliya.
Sanajay wuxuu dhashay 29 kii bishii luulyo sann adkii 1959. Hooyada dhashay wiilkam yar xilligaas may aysan qiyaasi karin nolosha waalida ah ee wii lkeedu qaadan doono iyo shirkadaha uu ku biiri do ono.
Sanajay wuxuu u dhashay Sunil Dutt oo aabiiis ah iyo Nargis. Sanjay oo caruurnimadiisii ahaa mid yax yax iyo xishood badano o dadka iska qariya ayey ho oyadiis ka filaysay inuu sidaas ku waynaado. Waxaa tan laga arki karaa qayb ka mid ah filinka dokumenta riga ah ee laga duubay. Waaa sanjay yare oo inta xi shooday kaamirada kasii jeedsanaya, bals eisla San ajay-gan ayaa go’aansaday in uu kaamirada hor jogo inta noloshiisa ka dhiman.
Sanajay walaashiis ayaa barnaamij telefishan u sheegtay in walaalkeed uu ahaa wiil aad u qalbi wa naagsan.
"Maalin malmaha ka mid gaariga sanajay oo me el la baarkimay ayuu wiil yari ku dul wareegay, wax ayna taasi ka xanaajisay dirawalkii gaariga San jay kaas oo wiilkii yaraa kala tuuray, ka dibna guriga ay uu aaday.
Snjay oo arrinkaas ka xumaaday ayaa oohin afka furtay isaga oo u adkeysan waayey sida dirawalku wiilka yar ula dhaqmay, waxbana ma uu san samayn karin ilaa uu dib ugusoo laabtoo wiilkii yaraa isaga oo caano u wada markaas ayuuna caadi dareemay.”
Hooyada Sanajay – Nargis oo idaacad siisay war aysi ayaa sheegtay markii uu Sanjay dhashay " oo u u ilma yar noqday, wuu ooyi jiray mar waliba oo aan aado duubista filimada, xitaa markaa aan goobta shaqada tago aadbaan uga walwali jiray ilaa markii dambe aan joojiyaya shaqadafilimada gebi ahaanba”
Aaabaha Sanjay – Sunil Dutt ayaa marar badan ka sheekeeyay dhacdo dhex marta isaga iyo wiilki isa, oo uu siiyay sigaar si kaftan ah, balse waxaa ka yaabisay sida uu u dhameeyay sigaarkii isaga oo waliba si qumman u cabbay, sidii qof sigaarka sii cabbi jiray oo kale.
Markii uu Sunil guriga imaan jir ay isaga iyo saaxiibadiis oo sigaar cabaya, Sanajay xitaa toban sano ma jirin. Waxayna qarin jireen hara adiga sigaarka, balse Sanjay waa uu xadi jiray wuxuuna cabbi jiray haashka la tuuray.
Magaca Sanajay ayaa laga saaray liiska ardada dugsiga kiniisaddu leedahay ee Mumbai ka dib mar kii edebtiisa laga dariyey, waxaana loo diray dugsiga digsi kale oo uu dhowr sano ku qaatay.
Isaga oo yar ayuu Sanjay ku biiray fanka wuxuu na kooxda iskuulkiisu u tumi jiray durbaanka. Sanjay walaashiis Priya Dutt ayaa talefishan u sheegtay in "Sanjay uu drbaanka u ciyaari jiray oo kaliya halnoc.”
….EEG BOGGA 6AAD….
KA YIMID BOGGA5AAD.. SOO SHAAC BIXII XIDIGA FILIDORRAAD HIND IGA- SANJAY DUTT ILAA DHAMAADKIISA
Ugu dambeyntii Waxaa Sanjay loo qaaday dalxiis uu ku tagay dalka Bangladesh. Waxaa masrax ka he esaysay Lata Mangeshkar oo uu durban u gar acayey. Hal mar ayey joojiyeen heesta ka dib markii ay ka war heleen in si qaldan loo garaacayo dur baanka, balse Sanjay iyaa iska dhaga tiray taas wu xuuna sii waday garaacista, isaga oo ku dhameys tir ay heesta. Sanjey
XIGASHADASAWIRKA,INSTAGRAM/SANJAYDUTT/BBCXilligiisii daroogada
Sannadkii 1977 -dii 18 jirkan, Sanjay Lawrence ayaa dib ugasoo laabtay coleejadii uu dhiganayey isaga oo gurigooda yimid. Magacn dugsigaas ayaa looga baxshay. Mudda dan iyada ah wuxuu Sa najay bilaabay in uu u jeesto dhinaca halista ah ee daroogada.
Warqaysi uu bixiyey ayuu sanjay qudhiisu ku qirtay in uu qol isku xiri jiray xilliga uu guriga joogay uuna door bidi jiray in uu kali ahaado.
Sanjay hooyadiis Nargis ayaa arrintan ka war ha ysay balse meysan waligeed u sheegin aabishiis in wiilkoodu daroogu isticmaalo.
Isla markaa iyada ah wuxuu sanajay go’aansaday inuu raaco wadada waalidkiis oo uu ku biiro jilliinka filimada. Wuxuu horaan wax ka jilay filimkii 'Reshma Aur Shera' isaga oo ilmo yar ah filimkan oo lasii daa yey sannadkii 1971 -kii.
Go’aankiisa ka dib wuxuu aabihii u bilaabay in uu u tababaro sidii uu jilaa u noqon lahaa. Barkii uu xa qiijiyey aabihiis in uu diyaar yahay waxaa loo dhiibay filimkii ‘Rocky’ oo uu ka noqday halyeyga kowaad, halka ay atariisho ka ahayd Tina Munim.
Muragadii kansarka.
Sanjay hooyadiis waxaa laga helay kansar xilli duub istii filimka ‘Rocky’ ay socotay. Sunil dutt, ayaa Mar aykanka u qaaday si loo daweeyo. Markii ay halkaas gaadhey waxay gashay miyir dabool laba bilood ah, markii ay soo kacdayna su’aashii ugu horreysay ee ay waydiisu waxay ahayd, "aaway Sanajay?”.
Sunil ayaa xaaskisa codad ka duubi jiray inta ay miyir daboolka ku jirtay, waxa ana ka mid ahaa cid uu ka duubay oo ay farriin qurux badan ugu dirayso gabadhe eda. Markii ay kasoo laabatay Marayakan ka, xaalada Nargis ayaa kasoo raysay xo ogaa.
Waxaa weli socda duubistii filimka ‘Ro cky’ wax ayna Nargis ninkeeda ka cods atay, wax walba haku qaadatee in uu ge eyo bandhigga filimka uu wiilke edu jilay. Waxaa filimka ;lasoo bandhigayey toddo badii may balse nasiibumaysan yeelan in ay ka qayb gasho waayo geerideedii ayaa timid.
Waxaa lagula orday isbitaalka, balse neefteedii u dambveysay waxay ku ekayd saddexdii isla bishaas sannadkii 1981.
"Waxaan u joojiyay daroogada …”
Sanjay Dutt ayaa barnaamij talefishan ka shee gay - "subax subxaha ka mid ah ayaa indhaha kala furay, shaqaalahayaga ayaa i ag taagna, waxaanan ku idhi – waan gajeysanahay e cunto iikeen. Markii ay intan maqashay ayey ilmaysay, waxaanan weyd iiyey waxa dhacay, waxayn ii sheegtay inaan laba maalmood ka dib soo kacay. Waxaan isku eegay mu raayadda, aad ayaan u dhafoor xumaa timahayguna way isku dhex yaacsanaayeen.”
"Waxaan moodayey in aan dhimanayo. Waxaan u tagey aabe waxaanan u shee gay in aan garab uga baahnahay. Wuxuu aabahay ii qaaday isbitaalka Breach candy ee magaalada Mumbai.”
Waxay ahayd sannadkii 1984 tii markii uu Sunil u qaaday maraykanka wiilkiisa Sa najay si looga jooj iyo daroogada. Xilligan isaga ah waxaa xumaaday xiriirka Sanjay iyo Tina saaxiibtiisii xilligaas. Arrin dareen leh ayaa dhacday intii lagu guda ji ray daw eyntiisa. Isaga oo fadhiya xerada dadka lo oga dhaq an celiyo daroog ada ayuu maqlay cod la duubay. Waa farriin cod ah oo hooyadiis ay u doo btay isaga.
Hadalladu waxay ahaayeen sida tan: " Sanjuu, is ka ilaali kibirka, waxaadna xoogga saartaa hab dha qankaaga wanaaji ntiisa, istusnimada iska ilaali, dad ka waa weynna ha caayin…taas ayaad guul ku gaar eysaa waxayna kaa caawinaysaa shaqadaada.”
Sanjay ayaa sheegay in uu ooyay in badan ka dib markii uu maqlay codka iyo farriinta hooyadii oo mar kaas dhimashad eedii laga joogo laba sano.”waxaan ooya yey afar ilaa shan saacadood” ayuu yiri.
Sanjey XIGASHADA SAWIRKA,AFP
Dembiyadiisii ilaa xabsi
Sanjay Dutt waxa uu ka mid yahay atoo reyaasha Bollywood-ka ee lacagta badan sameeyay, balse magaciisa waxa dhiiq ee yay fadeexado kala duwan.
Biloowgii xirfadiisa jilliin ka waxaa kusoo baxay fade exado , isaga oo lagu heley da mbi la xiriira qaraxyadii 1993-dii ee Mum bai, wux uuna xabsiga galay muddo dhawr sano ah.
Sanjay ayaa la hadlay weriyaha BBC-da Nayand eep Rakshit, isaga oo kala sheekeystay moowdu ucyo kala duwan.
Waxaa wax laga weeydiiyay in uu xan aaqi jirey intii uu ku jiray xabsiga ama xaa ladaha adag ee maxkamadda, wuxuuna sheegay in marnaba uusan xanaaqin.
Waxa uu sheegay in taliye ka mid kuwii xabsiga xukumayay uu siiyay talo dhax algal ah oo aad u caawisay.
"Waxay ii sheegeen in rajo ka quusto, waanan yee lay, labo todobaad ayay igu qa adatay, balse muddo kadib waxaan arkay waqtigii xabsiga la igu xukumay oo si dhaqso leh u dhamaaday" ayuu yiri Sanjay.
Waxa kale oo uu sheegay in uu ka shaqaynayay raadiye ku yaala xabsiga, isaga oo maalintii qaadan jirey lacag dhan Rs 6,000 kun oo rubi (lacagta Hi ndiya).
"Lacagtaasi waxaan u kaydiyay xaas kaysa, meel adag ayaanan gashaday" ayuu yiri Sanjay oo sidoo kale xabsiga ka qabtay shaqooyin ay ka mid tahay in uu sameeyo boorsooyin.
Mar wax laga weeydiiyay xiriirka uu la leeyahay bahda Bollywood-ka ayuu shee gay in uu xiriir wana agsan la leeyahay dad ka qaarkood, islamarkaasna aysan jirin wax tartan ah oo ka dhaxeeya iyo cad awtinimo toona "qof kasta shaqadiisa ayuu qabsadaa, waxaana taas ka helaa farxad" ayuu yiri Sanjay Dutt.
Sanjay ayaa sidoo kale ka hadlay saax iibtinimada kala dhaxaysa atooraha kale ee Salman Khan, kaas oo uu sheegay in uu xiriirkooda wanaagsanyahay.
Aflaamta ayuu sheegay in uu sameeyay kuwa fiican iyo kuwa xunba, illaa haddana uu gacanta ku hayo filimaan kala duwan.
"Qoyskayga waxaan ka heley jacayl faro badan, markii ay hooyaday dhimanay say waan yaraa, ilmahayga ma aysan arkin xitaa aabahay ma uusan arag carruurta yda, balse waxyaabihii ay i bareen waa wax i anfacay" ayuu yiri Sanjay Dutt.
XIGASHO:-BBC
TRUMP OO LOO HEYSTO IN ’FEYLAL SIR AH UU KU KEYDIYAY SUULIGA’
XIGASHADA SAWIRKA,DOJ
Qoraalka sawirka,Feylasha ayaa lagu keydiyay gudaha suuli lagu qubeysto Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa lagu eedeeyay in boqollaal dukumentiyo ah uu si xun u maareeyay, waxaana ka mid ah qorshooyinkii Mareykanka ee milatariga iyo siraha nukliyeerka
Dacwadahan oo 37 ka kooban ayaa waxaa ka mid ah in feylasha u uku key diy ay gurigiisa ku yaalla gob olka, sida hoo lalka shirar ka, suuliga iyo inuu been u she egay baarayaasha.
Waxaa lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu carqa ladeeyay baaritaanka.
Trump, oo mar kale u tartamaya door ashada 2024, ayaa beeniyay inuu wax kha lad ah sameeyay.
Eedeymaha ayaa sidoo kale waxaa lagu soo
oogay denies Walt Nauta, oo ah kaaliy


0 



HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 11-KA JUUN 2023-KA
..