
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AH SABTI 10-KA JUUN 2023-KA
Aadan Madoobe oo qabtay kulan deg deg ah oo lagu go’aamiyey 5 qodob
Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa kulan is ugu yeeray guddiga joogtada ah ee golaha shacab ka, saacado kadib markii uu ka soo laabtay safar uu ugu maqnaa dalka dib adiisa. Kulankaan oo dha cay Jimcaha Shalay ay aa lagu qabtay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana ka soo qeyb galay labada guddoomiye ku xigeen ee golaha shacabka.
Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray ajendeynta kulamada golaha shacabka ee kalfadhigaan 3-aad, waxaana lagu dejiyey qorshaha sidii goluhu uu kalfa dhigaan uga shaqeyn lahaa wax ka bedelka iyo dha meystirka dastuurka dalka.
Sidoo kale waxaa lagu soo hadal qaaday sida loo maareynayo heshiisyada caalamiga ah ee xukuum addu ay gasho, la xisaabtanka golaha fulinta iyo hey’ adaha kale ee dowladda. Habdhowraha golaha shac abka XillMaxamed Nuux ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaabihii kulanka guddiga looga hadlay, wuxuuna sheegay in la go’aamiyey in la qaato nidaam lagu sal eynayo habraaca shada kalfadhigaan 3-aad ee gol aha.
Ajendayaasha kalfadhigaan ee muhiimka waxaa ku jira waxka bedelka dastuurka, waxaana soo gudbi doona guddiga la socodka ee arrimaha dastuurka.
"Waxaan ku heshiinay in kalfadhigaan la meel-mar iyo heshiisyada caalamiga ah ee xukuumaddu gash ay oo laga rabo in loo soo gudbiyo baarlamaanka, iy adoo lala xisaabtami doono xukuumadda,” ayuu yiri Habdhowraha golaha shacabka.
Wuxuu sheegay in kalfadhigii labaad ay muhiim ad siiyeen ansixinta shuruucda dalka, halka kalfa dhigaan 3-aad ay muhii mad gaar ah sii doonaan arr Imaha dastu urka, la xisaabtanka xukuumadda iyo he shiisyada caalamiga ah ee xukuumaddu ay gale yso, sida uu sheegay habdhowraha golaha shacab ka Maxamed Nuux.
Dhankiisa Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa guddiga joogtada ah ee golaha shacabka uga warbixiyey safar uu ku tegay dalka Sacuudiga iyo wa xyaabo quseeya shaqada golaha oo ay isku soo afg arteen dhiggiisa boqortiiyada Sacuudi Carabiya.
Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah u shaaci say in 2000 oo kamid ah ciidama da ATMIS laga saarayo dalka bishan June
Wasaaradda gaashaandhigga Soomaa liya ayaa war rasmi ah kasoo saartay dhimista tirada ciida ma da ATMIS ee ku sugan dalka, iyadoo xaqiijisay in dowladdu ay ka go’an tahay in ay mas'uuliyadda amn iga kala wareegto ATMIS.
Wasaaradda gaashaandh igga waxay sheegtay in 2000 oo ka mid ah ciidamada ATMIS-ka laga saari doono Soomaaliya marka la gaaro dhamaadka bishan June 2023. Wasaaraddu waxay sheegtay dhowrkii bilood ee la soo dhaafay inay abuurtay ciid amo taageero ka helaya saaxiibadeeda ca alamiga ah, kuwaas oo la wareegi doona mas'uuliyadda amniga 2000 oo ka mid ah ciidamada ATMIS ah, kuwaas oo waajibaadk ooda wareejin doona dhammaa dka Juun 2023.
Dowladda Soomaaliya waxay sheegtay in ay raa cayso oo ay dhaqan galinayso qar aar kasoo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo dhigaya in la yareeyo tirada ciidamada ATMIS ee Soomaaliya ku sugan.
Dowladdu waxay magacawday koox farsamo oo isku dhaf ah oo ka kooban ATMIS iyo Xafiiska Taage erada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNS OS) kuw aas oo kormeeri doona dhaqangelinta bixi taanka ATMIS.
Agaasimaha wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo loo xiray arrimo musuq maasuq
Agaasimihii wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, C/llaahi Ma xamed Cali ayaa xabsiga loo taxaabay, sida lagu sh eegay war kasoo baxay taliska qeyb ta Guud ee Booliska G/Banaadir.
Booliiska ayaa sheegay in xariga agaasimaha loo maray si waafaqs an sharciga, wuxuuna daba socd aa eedeymo musuq-maasuq oo loo haysto. Sida ay Booliisku sheegeen waxaa lagu xiray am marka yim id xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaran ka.
Agaasimaha ayaa la horgeyn doonaa Maxkama dda Gobolka Banaadir. Waa tallaabadii ugu horreys ay ee masuul katirsan Dowladda loogu xiro arrimo musuq maasuq, tan iyo markii xafiiska uu la waree gay madaxweyne Xasan Sheikh. Dhawaan, gola ha wasiirrada ayaa meel mariyay qaraar lagula dag aalamayo musuq maasuqa hay’adaha Dowladda, wa xayna Dowladda sheegtay inay kormeer ku samey nayso xafiiska dowliga ah. si loola dagaalamo mu suqa.
XAFIISKA XEER ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA
OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL
SUM:XXIG/014/2023 8/6/2023
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka duulaya waajibadkiisa shaqao ayaa soo xiray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Sahaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ku eedeysan musqumaasuq iyo dayacaad xoolaha ummadda.
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka wuxuu u gudbinayaa Eedeysanaha Maxkamadda awoodda u leh si loo maxkamadeeyo. -Dhammaad-
Dhacdo xanuun badan: 25 carruur ah oo Shalay qarax uu ku dilay QORYOOLEY
25 Carruur ah ayaa ku geeriyootay duleedka de gmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada Hoose, kadib markii uu ku qarxay mid kamida haraadiga ma dafiic hore oo ay ku ciyaarayeen.
Guddoomiye ku xig eenka degmada Qor yooley oo la hadlay Da lsan TV ayaa sheegay in carr uurtaas go obta ku cayaara yeen Bano oni, balse qaarkood ay ga rgara aceen hub hore oo muddo goobta yaallay.
Wuxuu sheegay in 22 ka mid ah ay goobta ku ge eriyoodeen, halka seddaxda kalena ay dib ka geeri yoodeen kadib markii goobta laga soo qaaday iya goo qaba dhaawac culus.
"Shalay waxay aheyd Jimco wixii iskuul iyo dug si lahaaba ciyaalkii waxay aadeen banooni, kadibna waxay garaac een oo ku qaraxday bir weyn, waxaa halkaas ku geeriyootay 22 ka mid ah, 3-da kale oo mid Xamar loola cararay dib ayey ka geeriyoodeen,” ayuu yiri Guddoomiye ku xigeenka degmada Qoryo oley.
Wuxuu intaas ku sii diray in carruurta geeriyootay ay da’doodu u dhaxeysay 15 ilaa 10 sano, "Hal gab ar kuma jirin wiilal kaliya ayey ahaayeen,” ayuu yiri.
Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheeg ay in carru urtaan ay ku geeriyoodeen tuulo yar oo 5 KM u jirta magaalada Qoryooley, "Wadankaan wuxuu soo mar ay dagaal badan, waxa carruurtaan ku qarxay mud do ayey yaaleen halkaas oo hadda dhow wax la rid ay maaha,” ayuu hadalkiisa ku sii da ray Guddoomi ye ku xigeenka degmada Qoryooley.
Golaha Wasiiradda oo meel mariyay he shiiskii doorashada ee golaha wadata shigu soo saareen
Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa meel mariy ay dhaqan gelinta heshiiskii uu gaaray golaha wada tashiga qaran. Heshii skaas oo ah dhaqan galinta ha nnaanka doorashooyinka dalka. Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa faray golihiisa wasiirrada inay si degdeg ah u diy aariyaan sharuucda lagu dhaqan celi nayo heshiiskan.
Golaha wasiiradda Soomaaliya waxay kaloo she egeen in wax ka beddel kaste oo lagu sameynayo dastuuka in loo marayo si waafaqsan cutubka 15-aad ee dastuurka dalka.
Dhinaca shirka golaha ay aa lagu ansix iyay magacaa bista maareeyaha guud ee hay’adda aqoonsiga iyo diiwaan qaranka, xilkaas oo loo magacaabay, Cabdiweli Cali Timacadde, iyo ku xigeenkiisa Cabdullahi Biixi Xuseen.
Golaha wasiiraddu waxay sidoo kale meel mariy een agaasimaha hay’adda qax ootiga iyo barakacay aasha dalka, oo loo magacaabay Safiyo Xasan Max amed, iyo labadeeda ku xigeen. Waxay kaloo wasiir radu ansixiyeen heshiis ganacsi iyo ku biirista ururada EAC iyo Commesa.
Qaar kamid ah xujeyda Soomaalida oo gaaray Magaalada Maka Al-Mukarama
Xujeyda Soomaaliyeed ee maalmahaan ku sug naa Magaalada Madiinah Al Mun awarah ayaa bil aabay inay u baqoolaan magaalada Makkah Al Mukkarama ee Dalka Sac uudi Carabiya.
Illaa Kun iyo shan bo qol qof oo ka mid aheyd xujeyda ayaa loo daabulay Magaa lada Maka,halka 1634 qof ay weli ku sugan yihiin Madiiba Al-munawara.
Guddoomiyaha bicsada soomaalida ee u xilsaar an soo dhoweynta xujeyda Dr.Ibraahim Yuusuf Cab di ayaa sheegay in illaa hadda ay soo dhoweeyeen tiro dad ah oo gaaraya 3193 ruux oo Soomaali ah, isla markaana ay u sameeyeen adeegyo hufan oo wax ku ool ah.
Duulmaadyadii xujeyda ayaa weli so cda,waxaana la filayaa in dad gaaraya 8 kun oo xujeey ay sanad kaan gaaraan Dal ka Sacuudi Carabiya
Madaxda Wasaaradda Shaqada XFS oo ka qeyb galay Shirka Madasha labaad ee Arab Forum
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaar adda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa ka qayb galay Shirka Madasha labaad ee Arab Forum For Equality oo ka dhacay Xarunta Qaramada Mido obay ay ku leedahay Dalka Lubnaan.
Wasiiro dowlaha Wasaar ada shaqada iyo arim aha Bu lshada XFS Yusuf Moham ed Adan iyo Xil M ohamed Abdirahman( Nadif), qubaro ka socdey Was aaradda beeraha iyo Xafiiska R/wa saaraha ayaa ka qayb galay madal looga hadlayey il aalinta sinnaan la aanta bulshada iyo sugnaanta Cuntada kaasi oo maamahanba ka socday xarunta QM ee Magaalada Beyruut.
Wasiir Yusuf oo ka qeb galey Madasha Dood wa daaga ayaa ka faaloodey qorshaha Wasaaradda ka ga aadan atrimaha Buulshada ,isagoo ugu horeyn u ga mahadeliyey Dowladda Lubnaan iyo Xafiiska Q/M.ee magaalada Beyruut casuumaadda ay u fidiy een, waxaana uu la wadaagay in Soomaaliya ay u aragto Wadamada Carabta saaxiibo muhiim ah oo door weyn ka ciyaarayo Dowalad dhiska Somaliyed.
Wasiiro Dowlaha ayaa ku dheeraadey guulaha ay gaartay wasaarada,gaar ahaan dhanka arrimaha bu lshada iyo faaiidada ay leedahay diwaanka bulsha da (Unified Social Registry) wuxuuna ugu dambeen tii halkaasi ka sheegay sida ay Dowaldda Soomaal iya ugu go’an tahay siyaasada ilaalinta Bulshada, Xa qiijinta amniga dalka iyo Dagaalka Khawaarijta lagu
la jiro oo la qorsheeyay in la dhameystiro sanadkaa
Sacuudiga oo martigalinaya shirka ganacsatada Dalalka Carabta iyo Shiin aha
Dalka Sacuudi Carabiya ayaa lagu wa daa in 11-ka June ee Axadda soo socota uu martigaliyo kalf adhiga tobnaad ee shirweynaha ganacsatada Dal alka Carabta iyo Shiin aha . Shirkaan oa ka fu rmi doona Magaalada Riyaad,waxaa soo qab anqaabiyay Dhaxal-sug aha Boqortooyada Sacuudiga, ahna Ra’iisul Wasaa raha Sacuudiga, Amiir Max amed Bin Salmaan Bin C/casiis.
Shirkaan oo ah kii ugu ballaarnaa ee noociisa ah ayaa socon doona muddo labo maalmood ah,iyadoo looga hadli doono ganacsiga iyo iskaashiga dhaqaa le ee ka dhexeeya bulshooyinka ganacsiga Carabta iyo Shiinaha.
Barnaamijka shirka ayaa waxaa ka mid ah kul amo wada-tashi ah iyo kulamo laba geesood ah oo looga hadlayo sidii barwa aqo iyo horumar waara lo ogu sameyn lahaa dalalka Carabta iyo Shiinaha.
Kalfadhiga tobnaad ee Shirka Ganac satada Ca rabta iyo Shiinaha waa shirkii ugu weynaa ee dhan ka ganacsiga iyo maalgashiga,waxaana la filayaa in ay ka qeybgalaan madax ka kala socota carabta Shii naha,shirkado ,ururo ganacsi iyo kuwo kale.
Qaar ka mid ah Xildhibaanada labada Golle ee Jubbaland oo ka horyimid Magacaabista maa mulka cusub ee Gedo
Xildhibaa nadaan ka tirsan labada Golle ee Baar lamaanka FS ee kasoo Jeeda maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga soo horjeestay maamulka cusub ee gobolka Gedo uu u magacaabay Madax weynaha Ju bbaland Axmed Madoobe.
Xildhibaanadaan oo kulan ku yeeshay magaalada Nair obi ee dalka Kenya ayaa ku tilmaamay magacaabista ma amulka cusub ee gobolka Gedo mid aanan waxba soo kordhinen oo sii kala fogeyneysa reer Gedo iyo Jubbaland.
Mudanayaashaan oo ay ka mid ahayeen Se nator Iftiin Xasan Baasto iyo Senatar Fartaag oo la hadlay Warbaahinta ayaa eedeyn kulul u jeediyay madaxw eyne Xas an Sheekh oo ay sheegeen ineysan ka aq bal eyn waxii ay horay uga diideen Farm aajo.
"Bisha sideedaad ee sanadkan doora sho ayaa ka dhaceyso Jubbaland looma baahna in fowdo cusub la abuuro mana aqbaleyno hal maalin oo muddo kor dhin ah" ayuu yiri Senatar Iftiin Xasan Baasto.
Kulanka Xildhibaanadan labada Golle ka tirsan ay aa imaanaya, iyadoo Shalay uu sidoo kale ka horyi mid guddoomiyaha Gedo Axmed Buulle magacaabis ta maamu lka cusub ee gobolka Gedo oo uu samee yay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ka horyimid hanaanka loo wajahayo wajiga labaad ee howl galada ka dhanka ah Al-shabaab
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Je yte Cismaan oo wareysi dheer siiyay laanta afka Soo maaliga ee VOA-da ayaa si adag uga soo horjeestay hanaanka madaxda dowladda u wajahayaan wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Al-sha baab.
Wuxuu sheegay inuusan ku qanac sanen hanaanka madaxda dowladda Soomaaliya ay u wajahayaan wajiga labaad ee howlgalada ka dhanka ah Shabaab oo uu tilmaamay in dowladda ay hoos u dhigtay doorka dadka deeg aanka ay ku lahayeen dagaalka ka dhanka Ururka Al-shabaab.
"Waxay u baahan tahay aragti qaran aniga masii wadi karo dagaalka, mar haddii xaduuda Hiiraan laga gudbo ka masuul ahaan ima quseyso, aragtida aan qabo dagaalkan markii hore kuma bilaaban ara gti qaran ee si lama filaan ah ayuu ku bilowday wuu na ku guuleystay, aniga halkaas ayaa uga haray, ma laha foormalo ka fiican ayay dowladda hayaane, ka as ayaa ka sugayna iyo waxii kasoo baxo,” ayuu yiri guddoomiye Cali Jeyte Cismaan
Guddoomiye Cali Jeyte ayaa sidoo kale xusay in qaabka kaliya ee looga adkaan karo dagaalka ka dhanka Shabaab iney tahay kacdoonka shacabka, is lamarkaana aanan loo baahneen in madaxda DFS in ey ka weecdaan formalaha uu lahaa wajigii koobaad ee howlgalkii guuleystay.
"Dagaalka aan hadda galnay waxa uu ahaa kacd oon bulsho oo dowlada caawin ayo, waxaa moodaa in laga leexday foor maladii dagaalka, sida kaliya oo lagu guu leysan karo dagaalka waxay tahay in la he lo kacdoon bulsho aniga aragtida aan qabo ee aan soo fulinay" ayuu yiri guddo omiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.
Hadalkaan kasoo yeeray guddoomiye Jeyte ayaa imaanaya, iyadoo DFS ay horay u shaacisay inuu bi la abanayo wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Shabaab, kaasoo ay ka qeyb qaadanayaan ciidamo ka socda dowladaha safka hore.
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo xil sare looga magac aabay Aqalka Wakiilada Mareykanka
Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku-xigeenka hoggaanka xubnaha xisbiga dimoqraad iga ee Guddiga Miisa aniyadda ee Aqalka Wakiillada Mareykan ka. Guddigan ayaa mas’uul ka ah dejinta he erarka kharashka guud ee Dalka Mareykanka.
Ilhaan, oo laga soo doorto gobolka Minn esota, ayaa horey xubin uga aheyd guddi gan muddadii Congr ess-kii 116-aad.
"Aad ayaan ugu faraxsanahay in asx aabteyda di moqraadiga ay iigu codeeyaan ku-xigeenka xubinta ugu sarreysa Dimoqra adiga ee guddiga miisaaniyad da,” ayey tiri xildhibaan Cumar oo bayaan soo saar tay.
"Miisaaniyadaha waxay ka tarjumayaan qiyamkee na. Waxaan si gaar ah ugu fara xsanahay inaan ku biiro hoggaanka wana agsan Brendan Boyle, si aan u hubinno inaan riixno miisaaniyado ay dadka u dub dhexaad u yihiin oo maalgeliya baahiyaha dadka Mareykanka,” ayey tiri.
"Aad ayey sidii hore uga muhi msan tah ay in loo dagaallamo miisaaniyado lagu maalgeliyo daryeelka caafimaad ka guud, waxbarasho sare oo aan deyn lahayn, iyo mid wax ka qabata dhibaatooyinka cimil ada – isbe ddelkaasna wuxuu ka billowdaa Guddiga Miisaaniya dda ee Aqalka.”
Ilhaan Cumar ayaa 2-dii Febraayo laga saaray Gu ddiga Arrimaha Dibedda ee Aqalka Wakiilada, kadib markii ay sidaas u codeeyeen xubnaha Jamhuuriga oo hadda ah aqlabiyadda Aqalka Wakiilada Mareyk anka.
Xilligaas Guddiga Arrimaha Dibedda ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa Ilhaan Cumar ku eed eeyey hadallo ka dhan ah maamulka Israel. VOA
Faysal Cali Waraabe: Golaha Ammaan ku malaha awood sharci oo ay kaga ha dasho arrimaha Somaliland
Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Som aliland Faysal Cali Waraabe, ayaa shee gay in Golaha Am maanku aanu lahayn aw ood sharci oo uu kaga had lo arrim aha Som aliland.
Faysal ayaa sheegay in Som aliland anay xubin ka ahayn Golaha Ammaanka ee QM sida darteedna anay jirin awood sharci oo uu goluhu Soma liland kaga hadlo. ''UNSC ma laha awood sharci iyo mid damiir ah oo ay kaga ha dasho arrimaha So maliland mar haddii aynaan xu bin ka ah ayn UN-ta, yaynan isku dayin in ay kahad laan meeqaamka Somaliland marka ay wada hadlay aan. Ama qira jiritaankeena ama wacyigiina naga da aya" ayuu yidhi Faysal.
Golaha Ammaanka oo Dorraad warbixin ka soo sa aray dagaalka Laascaanood, ay aa Somaliland ugu baaqday inay ciidan keeda kala baxdo Laascaa no od, taasi oo xukuumada Somaliland ay diidmo kaga jawaabtay.
Sidookale golaha ayaa dhinacyada dag aalamaya ugu baaqay in ay miiska wad ahadalka iskugu yima adan oo colaada wadahadal lagu dhameeyo.
Puntland oo ku eedeysay dowladda fede ralka in ay boob iyo musuq maasuq ku sameysay adeegga xajka
Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha diinta ee maamulka Puntland ayaa ku eedeysay DFS inay bo ob, eex iyo musuq maasuq ku samaysey hab qeybs iga, maamulka iyo adeegyada Xajka Soomaaliyeed.
Wasaaradda caddaaladda Puntland waxay she egtay in Puntland la siiyay 850 xujey, oo qeyb ka ah 11,500 xujey ah oo guud ahaan Soomaaliya la siiyay sanad kan.
Puntland waxay ku eedeysay wasaar adda diinta iyo awqaafta inay magacowday waxay ugu yeertay koox mukhallasiin ah oo xigto dhow la ah masuuliyi inta wasaara dda, kuwaas oo ay sheegtay inay lacago ka arursade en xujeyda Soomaaliyeed.
Sanad kaste, Puntland ayaa wal aac ka muujisaa hab qeybsiga xuje yda Soomaa liyeed. Waxay ku do oddaa in aysan heli saamigii ay xaqa u lahayd. Wal ow aysan Puntland hor istaagin xujeyda ka dhoofaya degaanadeeda. Xigasho:-Hiiraan.Com
Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland oo faah faa hiyay dacwada lagu soo oogay guddoomiyaha golaha wakiilada
Xeer Ilaaliyaha Guud ee SomalilandCabdiraxm aan Jaamac Hayaan, ayaa sheegay in dacwada uu ku soo oogay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Axmed ay tahay mid dastuuri ah.
Hayaan waxa uu sheegay in dacwadani tahay mid dastu uri ah, dacwada dastuuriguna ay yihiin dacwadaha ugu sareeya ee maxkamad la ga furo, oo ay ka dhalan karto marka danbe ciqaabi, lakiin anay hada ahayn dacwad ciqaabeen ayna ku sal leedahay qodobka 79 ee dastuurka Somaliland.
Xeer ilaaliyuhu waxa uu faah faahiyay dacwadan oo is maan dhaaf ka dhex abuurtay qaar kamid ah sharciyaqaanada iyo siyaasiyiinta kala xisbiyada ah, isaga oo taxay dodobo dastuurka ku jira oo uu shee gay in Khaliif uu jabiyay.
"Xeer ilaaliyaha guud waxa uu isticmaalay qodo bo dastuur oo la jabiyay oo uu jabiyay guddoomiya ha golaha wakiiladu, waxa kamid ah qodobka 129, 123 iyo qodobka 1aad iyo 2aad ee dastuurka, qod obka 1aad waa qaranimada iyo madaxbannaanida ja mhuuriyada, iyo qodobka 2aad oo ah dhul, hawo iyo badba xuduudaha Somaliland in ay ka gaar yihiin So omaaliya" ayuu yidhi Hayaan.
Waxa uu sheegay in guddoomiye Khaliif sidoo ka le jabiyay dhaartii uu ku balanqaaday in uu si siman ugu shaqayn doono shacabka Somaliland oo dhan, islamarkaana uu sheegtay deegaan gaar ah, calan ka Soomaaliyana uu qaatay.
Waxa uu sheegay in Khaliif uu jabiyay qodobka 50aad oo sheegaya sida mudanuhu uu u waayi karo xubinimada golaha wakiilda, kaasi oo xusaya in mu danuhu uu waayi karo xubinimadiisa hadii uu golaha ka maqnaado 20 fadhi.
Waxa uu sheegay in qodobka 49aad, faqradiisa 7aad ay sheegayso in xildhiba anada baarlamaanka hadii lagu oogayo dacwad aan ciqaab ahayn aan
golayaasha looga baahnayn wax ogolaanso ah
Garaad Jaamac: Hadii Muuse uu ciidan kiisa la bixi waayo indhihiisa oo shan ah ayaanu ka saaraynaa
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa madaxwe ynaha Somaliland ugu baaqay in uu ciidankiisa ka sa aro gobolada SSC isaga oo sheegay in ay xoog ka ga saari doonaan hadii aanu la bixin.
Waxa uu sheegay in anay nabada diida nayn, laki inay difaa cayaan dhulkoo da oo uu sheegay in So maliland ku soo duu shay, isaga oo she eg ay in dagaal ka ay ku jira an ay diinta qiil uga heleen.
"Anagu nabad ma diidanin lakiin ma rka gurigaa ga lagu jiro, oo lagugu qab sado, anagu intaanaan dagaal qaadin culimada ayaanu waydiinay, culimadu waxay nagu yidhaahdeen ninka gurig aaga kugu yim aada hadii aanad iska celin dayuus ayaad noq ona ysa" ayuu yidhi Garaad Jaamac.
Waxa uu sheegay in qabaa'ilka deegaa nada wa da dagaa ayna is haynin, lakiin ay is hayaan iyaga iyo xukuumada Madaxwe yne Biixi isaga oo sheegay in Biixi uu ka qoomamoon doono dagaalka.
Madaxweyne Biixi ayuu ugu baaqay in uu ciidan ka Somaliland ka saaro deegaan ada SSC isaga oo sheegay in hadii sidaa la samayn waayo ay xoog ciid anka Soma liland ku saari doonaan.
"Waanu u sheegnay markuu diidayna waxaanu Shalay idiin caddaynaynaa in aa naan anagu cidna duulaan ku ahayn, mada xweynahana waanu u shee gnay haduu hada ciidankiisa la baxayo waanu nabad galinaynaa hadiise uu ka bixi waayo in dhihiisa oo shan ah ayaanu ka saaraynaa" ayuu yidhi Garaad Jaamac.
Garaadka iyo wafti uu hogaaminayo ay aa bary ahanba ku sugnaa magaalada Muq disho iyaga oo kulan la yeeshay madaxda dowlada federaalka.
Somaliland oo ka jawaabtay bayaankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Somaliland ayaa soo dhawaysay baya ankii Gol aha Ammaanka ee Qaramada Mid oobay, iyadoo dhi naca kalena sheegtay in ay ciidankeedu ay ilaalina yaan madaxbann aanideeda dhuleed.
Qoraal kasoo baxay wasaara da arrima ha dibadda ayaa lagu sheegay in Golaha Ammaanku uu u muuqday mid looga been shee gay xaalada dhab ta ah ee Laasca anood, isla mar kaana ay ciidamada Somal iland Laascaanood ka baxeen 26 Feb ruary.
"Xukuumada Somaliland waxay soo dhawaynays a bayaanka Golaha Amm aanka ee ku saabsan jooj inta colaadda La ascaanood iyo in la abuuro xaalad nab adeed iyo gargaar aadaminimo oo aan la carqal adayn, lakiin Golaha Ammaanka waxa uu u muuq day in looga been shee gay xaqiiqada dhab ta ah, 26 February ayay ciidamada Somaliland ka baxeen La ascaanood, intaa kadibna difaac ayay kaga jireen dibada Laascaanood".
Warbixintu waxay intaa ku dartay in ay Somalilnd walaac ku abuurtay in Golaha Ammaanku ku guuld araysto in uu ogaado joogitaanka Al Shabaab ee La ascaanood iyo gobolka Sool, taasi oo aan khatar ku ahayn Somaliland oo kali ah balse wadd amada jaar ka iyo gobolkaba, isla marka ana golaha ayay u gu baaqday in uu u dhug yeesho.
Waxa lagu sheegay in Somaliland ay wadahadal ku baaqaysay tan iyo markii ay bilaabantay colaadu lakiin garaadadu ay aqbaliwaayeen iyo in ay bixisay jid gargaar oo aan carqalad lahayn, iyo in ay xukuum adu gargaar cunto, biyo iyo adeeg caafim aad leh ga adhsiisay deegaanada ay dadku ku barakaceen.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in ciida mada Som aliland ee Sool ay difaacayaan madaxbannaanida dhuleed ee Somaliland iyo xuduudaheedii la aqoons aday markii ay madaxbannaanida qaadatay, isla mar kaa na ay xuduudaha Somaliland waafaqsan yihiin qodobka 4aad ee sharciha dhulka Afrika.
Dowladda oo Midowga Afrika uga tacsiy adeeys ay Askartii ku geeriyootay weera rkii Buulo Mareer
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa AT MIS, Danjire Souef Mohamed El-Amine ay aa lakulmey wakiilka gaarka ah ee Xasilin ta iyo Arrimaha Rayidka Soomaaliya ahna Madaxweynihii hore ee Hir-Shabeelle Max am ed Cabdi Waare.
Kulanka ayaa wax ay uga wada hadl een weerarkii dhawaan ka dhacey saldhiga Buulo mareer iyo talaabooyin kii la qaadey si loo sugo xaalada amni ee degaan ka as. Waare ayaa u tacsiyeeyey Ehelada dad kii ku dhintay Weerarkii degaanka Buulo-Mareer una ra jee yay caafimaad deg deg ah askarta katirsan howlgal ka ATMIS ee ku dhaawacantay.
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha M/Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Souef Moh amed El-Amine ayaa dhankiisa dowladda Soomaal iya uga mahad celiyay wadashaqeynta kala dhaxey sa, isaga oo sheegay inay ka qeyb qaa dan doonaan howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Uganda oo digniin adag u jeedisay ciida madee da ku sugan Soomaaliya kadib weerarkii Buulo Mareer
Dowladda Uganda ayaa waxay digniin adag u je edisay ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya, kaddib weerarkii khasaraha badan dhaliyay ee ka dhacay magaalada Buulo Mareer.
La-taliyaha Madaxweynaha Uganda u qaabilsan howlgallada gaarka ah, Gen Muhoozi Kainerugaba, ayaa uga digay ciidamada Uganda ee Soomaaliya ku sug an, inay ka labalabeeyaan ka hortagga Alsha baab oo uu sheegay inay aad khatar u yihiin.
Muhoozi oo tagay Soomaaliya ayaa uga tacsiye eyay ciidamada weerarkii ka dhacday Buulomareer, 26kii May 2023.
Jeneraalka oo shantii maal mood ee ugu dambeysay ku sugnaa Soomaaliya ayaa la ku lmay taliyeyaasha ciidamada Uganda, kuwii ka badbaaday weerarka Buulomareer iyo kuwii ku dhaawacmay.
Gen Muhoozi waxa uu ciidamada u sheegay in hoggaanka istaraatiijiyadeed ay ogaadeen meelaha ay ka liitaan ee sababay in Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadaan xerada Buulomareer, isagoo she egay in arimahaasi ay isugu jiraan kuwo xeeladeysan iyo kuwo dibadda ah oo u baahan in wax laga qabto.
Wuxuu uga digay ciidamada inay nasasho gala an, balse taa beddelkeeda ay noqdaan kuwo dagaal u diyaarsan mar walba.
Madaxweynaha Zambia oo la wareegay xilka Meertada ee Suuqa COMESA
Madaxweynaha Zambia ayaa dhigiisa Masar ka la wareegay Xilka Meertada ee Suuqa Guud ee Bar iga iyo Koonfurta Afrika ee COMESA.
Madaxweyne Hakainde Hichilema waxa uu m Ma daxweynaha dalka Masar, C/ Fata ax Elsisi kala ware egay hoggaaminta Madaxda Dowlada ha iyo Xukuumadaha ee dalal ka xubnaha ka ah Suuqa Guud ee COMESA.
Munaasabada Xil-wareejinta ee Qalabka Awooda ha ee Guddoomiyihii hore ee COMESA,ahna Mada xweynaha dalka Ma sarayaa la qabtay, muddadii uu socday Shirweynaha 22-aad ee Madaxda Dowla daha iyo Xukuumadaha ee Su uqa Guud ee COME SA oo ay Dowladda Zambia iyo Golaha Ururka CO MESA wada martigel iyeen
Kenya iyo Ethiopia oo soo dhameystiray ciidamadii ka qeyb gali lahaa wajiga lab aad ee dagaalka Alshabaab
Afhayeenka Wasaaradda Gaasha andh igga Soo maaliya, Sarreeye Guuto, Cabdull aahi Cali Caan ood, ayaa sheegay in dowl adaha Kenya iyo Ethiopia ay kee neen ciidamadii ay ugu talo galeen wajiga la baad ee dagaalka ka dhan ah Alsha baab. Afhay e enka wasaa radda gaashaan dhigga, wu xuu shee gay ciida mada dowlad da Kenya ay soo dirtay ay ha atan ku kala sugan yihiin, Ceelwaaq, Hosingow, Gar iley, Dhoobley, Kulbiyo iyo Diif.
Halka ciidamada Ethiopia uu sheegay inay ku su gan yihiin, Cabudwaaq, Yeed iyo Qurac-joome.
Afhayeenka wuxuu sheegay in D/Soomaaliya ha atan ay diyaarisay ciid amadii la shaqayn lahaa ciid anka ka socda labada dowladood. Wuxuu sheegay ciidamada Soomaaliya inay yeelandoona an hog gaaminta da gaalka.
"Ciidanka Ethiopia, ciidan Soomaali ah ha ddii aysan u tagin, iyo dhallinyarada dif aaca shacabka oo sahminaysa dhulka, kal igood inay soo galaan waxyaabaha lagu heshiiyay ma ahayn. Ciid ankii la howgali lahaa baa la diyaarinayaa,” ayuu yiri afhay eenka wasaaradda gaashaandhigga.
Sarreeye Guuto, Cabdullaahi Cali Caan ood wux uu sheegay, in dowladdu qaadatay qorshe ah in how lgalladan ay qeybta ka yihiin ciidamada shisheeye aanay wax dhibaato ah kasoo gaarin dadka shacab ka ah iyo hantidooda.
Dowladda Sudan oo dalkeeda ka cayr isay sarga al katirsan Qaramada Midoobay
Dowladda dalka Suudaan, ayaa ku dha waaqday ergeyga QM u qaabilsan dalkaas, Volker Perthes, in ay kala noqotay ‘xasaanaddii siyaasadeed ee joogit aanka’, taasoo la macno ah inaysan hadda aqoonsa nayn jagada uu uga hayo QM dhan ka dalka Sudan.
Madaxa ciidamada qalabka sida ee Suudaan General Cabdulfataax al-Burhan, a yaa dhawaan ku eedee yay Perthes inuu hurinayo colaadda dalka, wu xuuna dalba day in la bed delo.
Ka hor inta uusan bilaaban bi shii Abriil iska hori maadka u dhexe eya ciidanka, ay aa howlgalka QM ee Suu daan wax aa lala beegsaday mudaaharaad yo lagu cambaarey nayo, gaar ahaan iney fara galin ku hayaan arrimaha gudaha ee dalka Sudan. BBC SOMALIA
Ukrain oo sheegtay in ay burburiyeen 4 gantaal iyo 10 Drone
Milateriga Ukraine ayaa sheegay inay soo rideen afar gantaal oo nooca loo yaqaan Cruise missiles iyo 10 diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn ah in tii lagu guda jiray weerar cirka ah oo Ruushku qaa day habeen hore
Madaxweynaha Ukraine Vol odymyr Zelenskyy ayaa bogaa diyay waxa uu ku tilmaamayn atiijooyinka dagaal culus oo ka dhacay gobolka Do netsk ee bariga Ukraine.
Dhanka kale,Mareykanka ayaa ku dhawaaqi doo na Shalay oo jimco ah $2bn oo cusub oo hub ah oo loogu talagalay Uk raine, sida laga soo xigtay Bloo mbergNewsoo soo xiganeysa saraakiisha maamulka Wararka ayaa intaa ku daraya in Washington DC laga daahfuray xarun cilmi-baaris oo la socon doon ta dagaalka ka jira Dalka Ukraine.
Golaha Sare ee Islaamka Itoobiya oo war kasoo saaray Masaajid la burburiyey
Golaha sare ee arrimaha Islaamka ee dalka Itoo b iya, ayaa sheegay in 22 mas aajid oo ku yaalla maa mulka magaalada Sheger ee gobolka Oromada la burburiyay, sababo la xiriira "iyagoo loo dhisay qor she la’aan&sharci la ’aan”.
Arrintan ayaa laga cod saday gobolka in laga ke eno "xaldeg deg ah, taas oo ku saa bsan dhamma an su’aalaha masaajidada dadka Mslimiinta ah”.
Wafti uu hogaaminayo Sheekh Xaaji Ibraahim Tufa, oo ah gudoomiyaha Golaha Sare ee arimaha Islaamka dalka Itoobiya, ayaa Shalay la hadlay ma daxa deegaanka Oromada, Shimelis Cabdisa.
Shiiqa ayaa soo saaray bayaan ku saabsan arrin taan baaqa ah ee maamulka ku socota iyo wada had alkii isaga iyo mad axa gobolka Oromada.
Waxaa la sheegay in wada hadal soc day muddo shan saacadood ah lala yee shay madaxda dawl ad da ee gobolkaas, wadahadallada ayaa ku saabsa naa burbur inta masaajidda magaalada Sheger ee gobolka Oromada ee ku xeeran magaala da Addis Ababa.
Waxaa sidoo kale la sheegay in dooda Shiiqa iyo madaxda ay goobjoog ka ahaa yeen xubnaha Gola ha Sare ee hay’adaha diinta ee ismaamulka Oromi ya, iyo waliba madaxda sare ee Oromiya.
Golaha sare ee arrimaha islaamka ee dalka Itoob iya ka dhisan iyo shucuubta Muslimka ah ee dalkaas waxay taageersan yihiin "casriyeynta, horumarka iyo koboca” meel kasta oo dalka kamid ah.
Wadanka Itoobiya waxaa ku nool bul sho badan oo Islaam ah, gobolka Oromiya oo hadda ay ka taag an tahay cabashadaan burburinta masaajidda wuxuu ka mid yahay gobollada dalka Itoobiya uggu musl im iinta badan.
CIIDAMADA SOOMAALIYA DHAQAALE MAKA DHAXLI DOONAAN KUWA ATMIS EE BAXAYA?
ATMIS iyo SN XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES/SONNA
Dowladda Soomaaliya, ayaa soo dhoweysay ka la gu urka hawgalka ammaanka ee ciidamada ATM IS ee Soomaaliya, iyadoo la guda galay abaab ulka iyo hannaanka ka bixitaanka dalka Soomaaliya ee ciidamadan.
Qoraal kasoo ba xay wasaaradda gaashaandhiga xu kuumadda Soom aaliya, ayaa lagu sheegay in ciid am adeedu ay diyaar u yihiin la wareegista amniga guda ha si buuxda.
DFSoo ka gacan ka heleysa bah wadaagta ay is ka kaashadaan dhanka ammaanka, ayaa bilihii lasoo dhaafay waxay tababartay ciidamado ATMIS kala wareegaya amniga ciidamada oo gaaraya 2,000 ku waas oo lagu dabooli doono goobaha ay bannaynay aan ciidamada Midowga Afrika.
Laba kun oo ka tirsan ciidamada ATMIS, ayaa ka ma danbeyn si buuxda ugu wareejin doonna mas’uu liyadda amniga dhammaadka bishan June ee sanad kan 2023-ka ciidamada dowladda Soomaaliya, si da uu qorayo qaraarada QM Golihi isa Ammaanka, ee tirsigooodu yihiin 2628 iyo 2670.
3 kun oo kale ayaa la filayaa in ay dalka ka baxa an, ka hor inta uusan dhamaanin sannadkan 2023, iyada oo inta soo hadhay ay si tartiibtartiib ah uga bixi doonaan sannadka soo socda ee 2024.
Dhaqaalaha ATMIS ku baxa CXS ma la siinayaa?
Kulankii Brussels
XIGASHADA SAWIRKA,ATMIS Qoraalka sawirka,
Dawladda Soomaaliya, MATM IS iyo Midowga Yurub ayaa ku kulmay magaal ada Brussels
La taliyaha Madaxweynaha ee dhanka Amniga Xuseeen Macalin ayaan wax ka weydiin ay in marka ay bax aan ciidamada ATMIS, dhaqaali hii ay Midowga Yur ub ku bixin jireen loo weecin doono Kuwa Soomaal iya, wuxuuna yiri: "Runtii arrinta dhaqaalaha waxay ku aaddan tahay sidii ay Midowga Yurub ciidamada Soomaaliya ugusoo wareejinlahaayeen taageerada ATMIS ku baxaysa, baddalkeeda ay ciidamada Soo maaliya ku awood siiso,” ayuu yiri Xuseen oo shee gay in dawladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ay lixdii bilood ee u dambeysay "kala saxiixdeen heshiis sidii hore ka ballaaran”.
Dhaqaalaha ay dawladda Soomaaliya weydiins anayso Midowga Yurub oo aan la taliyaha ka cod sannay in uu nala wadaago inta uu la egyahay ayuu ka gaabsaday, balse waxa uu sheegay in uu yahay dhaqaale malaayiin doolar ah. Taas oo ah boqolkiiba ka ka mid ah kan hadda ay ku bixiyaan ATMIS.
Soomaaliya ayaa dhawaan Midowga Yurub kulan kula yeelatay magaalada Brusels ee xarunta u ah iy agfa oo sida uu sheegay Xuseen ay kawada hadleen arrimaha kor ku xusan ee ah sidii Taageerada ciid amada Soomaaliya uu Midowga Yurub usii wadi lah aa ka dib marka ay baxaan ciidamada Midowga Afr ika. Bixitaankaqaybta u horreysa ee ciidamada ATM IS ayaa kusoo beegmaysa xilli ay dalwdda Soomaal iya sheegtay in uu dib dhacay wajigii labaad ee hawl galkii ka dhanka ahaa Al-Shaab, iyada oo ay Al Sha baab dhawaan ku weerareen Magaalada Buulumare er ciidamada Ugnada oo halkaas saldhig ku lahaa.
XIGASHADA SAWIRKA,ATMIS
Xagay ka baxayaan 2000 kun ee ATMIS?
Sida qorshuhu ahaa isla markaana uu noo xaqiijiyey la taliyaha dhanka amniga ee madaxweynaha Soomaaliya- Xuseen Macalin, cutubyada ugu dambeeya ee ciidamada ATMis ayaa qorshuhu yahay in ay dalka ka baxaan bisha Diseembar ee sannadka in nagusoo aaddan. "Bishan aan ku jirno ee Juun ay aa labadii kun ee heshiisku ahaa baxayaan, kadibna saddex kun ayaa ku xigta oo sannadkan inta uusan dhamanin loogu tala galay in ay baxdo, inta hartayna sannadka dambe ayey tartiib tartiib u bixi doonaan.” Ayuu yiri Xuseen oo qadka taleefanka ugu warramay BBC-da xilli uu ku sugnaa magaalada Doxa ee dalka Qatar oo uu ka socday shir u dhexeeyay wakiillo ka kala socda Soomaaliya iyo shan dal oo taageeraa go oni ah siiya Soomaaliya.
La taliyaha Amniga ee Madaxweynaha Soomaa liya oo aan wax ka weydiinay ayaa ka gaabsaday go obaha iyo saldhigyada ay ka baxayaan labada kun ee Bishan baxaysa, balse wuxuu sheegay in ay u qa ybsan yihiin shanta dal ee ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.
"Aagagga.. Shanta dal ee ciidamadu Soomaaliya ka joogaan – Uganda, Burundi, Kenya, Itoobiya, Jab uuti ayey ka kala tagayaan, Ciidamadii Soomaa liye ed ee la wareegi lahaa amnigana waa laga tash ad ay waana la diyaar gareeyay.” Ayuu yiri Xuseen.
Shanta dal ee ku mideysan taageerada Soomaaliya?
Dalalka ku bahoobay taageerada Soomaaliya
XIGASHADA SAWIRKA,MOFA
Wakiilo ka kala socda dalalka Qatar, Soomaaliya, Turkiga, Maraykanka, Imaaraatdka iyo Ingiriiska, oo kulankoodii saddexaad uga qabsoomay magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayaa si wada jir ah bayaan u soo saaray.
Kulanka oo isniintii dhacay ayaa sida bayaanka ku xusan looga hadl ayey xaaladaha Amni ga, Siyaasadda iyo biniaadannimo ee So omaaliya.
"Saaxiibadu waxay hoosta ka xariiqeen taageerada ay u hayaan DFS, si ay u gaadho degganaansho amni ee xaaladda had da, in lagasii hadlo siyaabo loo dhiso kalsooni, dhis maha iyo horumarinta siyaasadeed, iyo qabanqaaba da la dagaalanka aragagixisada iyo taageerada amni ee heer caalami." ayaa lagu yiri bayaanka oo si wa da jir ah ay usoo saareen wakiilada shanta dal iyo Sooomaaliya.
Waxaa sidoo kale bayaanka lagu muujiyey in ay kooxdu soo dhaweynayso sida ay dawladda Soom aaliya u xoojinayso waaxdeeda amniga iyo isu diya arinta sida ay ciidamada Soomaaliya ula wareegi lah aayeen masuuliyadda amniga marka ay sannadka 2024 ka baxaan ciidamada midowga Afrika ee had da ku sugan gudaha Soomaaliya. Kulanka xiga kan isniintii ka dhacay Dooxa ayaa la filayaa in lagu qab to magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
XIGASHO:-BBC
SAHRA BUULLE: NINKEEDA OO LOO MALEYN AYO INUU DILAY AYAA LA XIRAY
Sahra Bulle
XIGASHADA SAWIRKA,CBC
Booliska magaalada Windsor ee dalka Ca nada ayaa dacwad dil ah kuso oogay nin ka soo jeeda gobolka mar aykanka ee Michigan oo lala xiriirinayo in uu dilay xaaskiisa oo la waayey toddobaad ka hore. Brian Aaron Marbury oo 45 jir ah ayey booliska Canada ka qabteen dhinaca canada ee kanaalka is ku xira Windsor iyo magaalada Detriot ee dalka Maraykanka wax yar uun ka dib sagaalkii fiidnimo ee isniintii.
Booliska ayaa sheegay in xarigga ninkani ka dha shay natiijada baaritaan lagu sameeyay gabar Winds or degganayd- Sahra Bulle oo 36 jir ahayd taas oo aan meel lagu sheegin tan iyo 26kii Maajo.
Inkasta oo baaritaanka ku saabsan waayitaanka Sahra uu weli socdo, haddana booliska ayaa sheeg ay in qabashada Marbury ay u cuskadeen ”cadeymo lagu kalsoonaan karo” oo ay heleen.
”Baarayaashu waxay weli raadinayaan xog dheer aad ah oo ku saabsan meesha ay ku dambeysay Sa hra Buulle,” ayey saraakiisha boolisku kusii dareen.
Sida ka muuqata waraaqo baafin ah oo lagu dhej iyay darbiyada, Sahra waxay dhigaynaysay jaamac adda Windsor. Hooyada Sahra, Fartuumo Kuusow ayaa barah bulshada dadka isticmaala ka codsatay inay la baafiyaan gabadheeda si loo helo raq iyo ruux mid uun.
Sylvia Guenther Madaxa fulinta ee barnaamijka Hiatus Haouse oo caawiya ka haweenka xadguduby ada dumar nacaybka ah ee loo geysto ayaa sheeg tay in dilalka loo geysanayo haweenla ay yihiin dhiba ato ku soo badanaysa bulshada.
”Waxaan ognahay in mid ka mid ah saddexdii du mar ahba ay la kulantao nooc ka mid ah xadguduby ada lammaanaha ama xad gudubyada qoyska ugu yaraan hal mar inta ay noolyihiin," ayay tiri. "Ma ahan xaalad ka soo raynaysa inta uu wakhtigu sii socdo. Waxaan aragnaa kiisas aad u daran oo xadgudubyo ah, sida aan hadda maqalnayna waxaa jira khasaare aad u xun oo soo gaaray bulshadayada." Ayey sii raacisay.
Hiatus House waa xarun xasaradeed oo muddo 24-saacadoo ah loogu talagalay dadka la kulma xad gudubyada qoyska ama lammaanaha dhow. Qadka taleefanka ee degdegga ah ayey ku shaqeeyaan.
Maxaad ka taqaan Fahad Yaasiin, weriyaha noq day sirdoonka ee warqadda u diray raysal wasaare Xamse?
XIGASHADASAWIRKA,FARUMO KUSOW/WINDSOR STARQoraalka sawirka,
Sahra Buulle Guenther wa xay sheegtay in guud ah aan, waqtiga ay ugu nugul yihiin haweenka xadguduby ada xiriirka, ay yihiin marka ay go'aansadaan inay isbe del sameeyaan. Hiatus Hou se wuxuu kala shaqe eyaa EEG BOGGA 6AAD
KA YIMID BOGGA 5AAD
SAHRA BUULLE: NINKEEDA OO LOO MALEYN AYO INUU DILAY AYAA LA XIRAY inay gartaan halista iyo khatarta, iyo sida loo yar eeyo khatarahaas. "Waan sii wadi doonnaa ina an qaybteena ka qaadanno sidii aan u hubin lahayn ina an u caawino haweenka intii karaankeena ah iyo ... si aan u hubinno inaan aqoonsan karno Xad gud ubyada ku saleysan jinsiga ee sida cudurka ugu faa faya bulshada si aan wax uga baddelno haweenka mustaqbalka. "
Dumarka la waayayo oo waliba qaarkood mey dkooda la helayo ayaa kuso badanaya dalka Cana da iyada oo toddobaadkan gudihiisa lasoo weriyey ilaa saddex dumar ah oo la la’yahay.
Gabriele vinall oo bishii Janaayo ee sannadkan la waayey ayaa kowdii bishan la helay meydkeeda, ba lse dhimashadeeda ayaan wax shaki ah oo kale sii bixin sida ay boolisku sheegeen, xog dheeraad ahna weli lamasoo deyn.
Dhawaan ayey sidoo kale ahayd markii gabadh Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka canada ay Soo maalida dalkaasi ka mudaharaadeen xukunka laga saoo saaray dilkeeda.
Hodan Xaashi, ayaa billowgii bishii November ee sanadkii hore lagu dilay magaalada Saskatoon ee gobolka Saskatchewan.
Paige Theriault-Fisher, oo 22 jir ah, ayaa lala xir iiriyay dilka Hodan oo 23 jir ahayd.
Paige ayaa xukunka kadib lagu sii daayay damaa nad $5,000 oo lacagta Canada ah. DHAMMAAD
XIGASHO:-BBC
Cumar : Waxaan arkay oo argagax igu riday eyo cunaya meydadka daadsan waddooyinka
"Saddex qof ayaan guryahooda ku dhex aasay, in ta kalena waxa aan ku aasay waddada aan ku noola hay agteeda," ayuu yiri.
Cumar* ayaa sheegay in dagaal culus oo ka dha cay caasimadda Suuda an ee Khartoum uu ku qa sbay inuu u gu yaraan 20 qof ku aaso dabaq ayada iyo guryahooda hoosto da ama dhowr mitir u jira albaabko oda. Waxa uu sheegay in aanay wax aan caadi ahayn inaad furto albaabkaaga hore oo aad aragto ey cu naya haraaga jirka bini'adamka "Saddex qof ayaan guryahooda ku dhex aasay, in ta kalena waxa aan ku aasay waddada aan ku nool ahay agteeda," ayuu yiri.
"Nin deriskayga ah ayaa gurigiisa lagu dilay, wax ba kale maan sameyn karin oo aan ka ahayn soo bixiyo dhoobada gurigiisa, qabri qodo oo aan aaso," ayuu raaciyay.
'Xaafadaha isu rogay xabaalaha'
Qorayaha Sniper-ka ee shiishka caanka ku ah ayaa ku haray saqafyada dushooda iyadoo weli uu socdo dagaalka ba'an ee Khartoum ku dhex maray milatar iga Suudaan iyo kooxda gurmadka degdega ah ee RSF iyadoo xabad joojintu meesha baxday. Rabsh adaha ayaa Cumar iyo dad kale oo badan u diidaya in dadka dhintay ay u daabulaan qabuuraha.
"Meydadka waxaa lagu daayaa iyagoo yaalla ca dceedda, maxaan sameyn karaa? xaafado ka mid ah Khartoum ayaa hadda isu beddelaya qabuuro".
Saddex toddobaad ka hor, Cumar waxa uu afar qof hal qabri ah uga qoday waddo dhawr mitir u jirta gurigiisa oo ku yaalla degmada Al Imtidad ee Khar toum. Waxa uu sheegay in uu garanayo dad kale oo sidaas oo kale ku sameeyeen dadka deggan xaa fadaha u dhow.
"In badan oo ka mid ah dadka la dilay waxaa lagu aasay meelo u dhow Jaamacadda Khartoum, oo ku dhow xarunta shidaalka Seddon, oo ah calaamad caan ah, meydad kale ayaa lagu aasay xaafado u dhow waddada Maxamed Naguib." Tiro-koob rasmi ah lagama hayo tirada dadka ku aasan guryaha iyo xaafadaha Suudaan, balse Cum ar waxa uu leey ahay "waxay noqon kartaa toban eeyo".Aasidda meydadka askartaAasidda meydadka askarta XIGASHADA SAWIRKA,REUTERSXaamid* dhacdo la mid ah tan cumar ayaa soo martay. Waxa uu BB C-da u sheegay in uu saddex as kari ku aasay deeg aan ayu dhow magaal ada Sham bat, oo 12km ka baxsan caasimadda, ka dib mar kii ay bur bu rtay diyaa rad milatari.
"Aniga waxaan ku su gnaa goobta, koox shan qof ah iyo aniga ayaa mey dka ka soo qaaday qa shinka, waxaana ku aasnay meel ay ku hareereysan yihiin dhismayaal la deggan yahay oo ku yaalla Sha mbat."
"Muhiim maaha meesha aan ku aaso meydadka," ayuu yiri. "In la aaso ayaa mudnaanta koobaad ah, waa sadaqoin la sameeyo ay aad muhiim u tahay, safarka qabuuraha [xabaalaha] waxay qaadan kar taa maalmo, kuwa wax toogtaana meel walba ayay joogaan."
"Waxaan isku dayeynaa inaan bulshada ka caawi nno inay la soo darsito masiibo caafimaad,oo kaga ti maadda meydadka waddooyinka ku dayacan ee ay qorraxdu ku dhaceyso. Waxaan kale oo aan eegan karin xayawaanka cunaya haraaga meydadka wadd ooyinka yaalla.”
Xaamid waxa uu sheegay in sawirka "maydka aad ka u gubtay” ay weli maskaxdiisa ka bixi la’dahay is la markaana uu niyad-jab ku dhacay dhawr maalmo od ka dib markii uu aasay saddexda nin.
"Hurdadayda way saamaysay, waxaana awoodi waayay inaan wax cuno maalmo badan."
XIGASHO:-BBC
NIN INTA UU XAASKIISA JARJARAY, HILIBKEE DANA KARIYAY KADIBNA "BAHAL SIIYAY"
Haweeneyda 32-sano jir ah ayaa waxaa dilay saa xiibkeed oo ay wada noolaayeen
XIGASHADA SAWIRKA,ANI Digniin: Warbixintan waxaa laga yabaa inaad dhibsato marka aad akhr ineyso.
"Meydka waa la jarjaray kaddibna waxaa lagu kar iyey digsiga cuntada lagu karsado si ay u fududaato in tuuro, balse weli lama hu bo in eeyaha la siiyay," ayuu yiri taliye ku xigeenka bool iiska Jayant Baj baale.
Haweeneyda 32-sano jir ah ayaa waxaa dilay saaxiibkeed oo ay ku wada no ola ayeen deegaanka Mira Road ee u dhow Mumbai wuxuuna isku dayday inuu tuuro hilibka jirkeeda uu jarjaray.
Laakin afar maalmood ka dib, deriska ayaa ka shakiyay, kaddib markii ay dareemeen ur ka soo ba xaysa guriga, markii la baar ayna waxaa la ogaaday dha cdadana.
Booliska deegaanka Mira Bhainder ay aa hadda xiray ninka oo la yiraydo Man oj Sane oo 56 jir ah wa xayna kiis ka diiwaan gel yeen Saldhigga Booliska Naya Nagar waxayna bila abeen baaritaan dheeraad ah. Haweeneyda geeriy ootay oo 32 jir ah ayaa mag aceeda lagu sheegay Saraswati Vaidya.
Waxaa lagu hayay boorsooyin waxaana lagu qar iyay meelo kala duwan oo guriga dhexdiisa ah.
XIGASHADA SAWIRKA,ANI
Ka dib dhacdadan oo soo shaac baxday taariikhdu markay ahayd 7-June, wa xaa soo baxaya faahfaa hi no kale oo naxdin leh oo ku saabsan dhacada baarit aanka booliska ka dib. Dhimashadii Sara swati ka dib, maydka la jarjar ay waxa ayna booliisku hilbke eda ka soo ururiyeen gurigeeda.
Waxaa lagu hayay boorsooyin waxaana lagu qar iyay meelo kala duwan oo guriga dhexdiisa ah. Wa xa kale oo hadda la tuhunsan yahay in qaybo ka mid ah jirkeeda horey loo tuuray.
Laakin sababta ka danbeysa dilkan iyo hab dha qanka arxan darada ah wali sooma bixin. Boo lis ka ayaa wali baaraya waxa dhabta ah ee dhex maray lammaanahan oo xiriir ka dhaxeeyay dhowrkii sano ee u damb eeyay. Markii Manoj Sane la soo taagay maxkam ada Thane isagoo lagu eedeeyay dil, ayaa waxaa lagu amray in xarunta booliska uu muddo sideed maalmood ah ku sii jiro. Dabcan, booliiska ayaa wali ururinaya macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Sane iyo Vaidya waxayna isku dayayaan inay oga adaan sababta dhabta ah ee ka dambeysa dilka. Ka dib markii ay maxkamadu amartay in Sane loo diro xabsiga booliska, Meera Bhayander ku xigeenka taliyaha booliska Jayant Bajbale ayaa u sheegay 'BBC Marathi' in booliisku ay tahay inay baaritaan dheeraad ah sameeyaan.Waxay wada noolaayeen tan iyo sannadkii 2014-kii. XIGASHADA SAWIR KA,ANIWaxay wada noolaayeen tan iyo sannadkii 2014-kii.Waxaa la sheegay in Sara swati Vaidya ay ag oonimo ku soo kortay ka hor inta aysan la kulmin Manoj Sane.
"Marxuum Vaidya qoys keeda ilaa hadda si buu xda looma garanayo, waa run inay ku noolayd ash ram, weli baaritaan ayaan wadnaa, Sane wuxuu ha dda sheegay in labadooda ay ku kulmeen dukaan ra ashin lagu iibiyo, oo uu ka shaqeyn jiray laakiin waan hubineynaa," ayuu yiri Baj baale ku xigeenka taliya ha booliska. Waxaa sidoo kale jiray warar sheegaya in Sane uu sheegay in Va idya iyada is dhishay oo oo aanu dilka geysan.
Bajbaale ayaa yiri "Wali wax ka soo baxay ma jir aan, waxaan diiwaan gelinay kiis dil ah, dhankaas ayaana baaritaan ka wadnaa”. XIGASHO:-BBC
Donald TRUMP oo lagu soo oogay dacwad xasaasi ah
Xeerbeegti heer federaal ah oo ku sugan gobolka Florida ayaa Khamiistii ku soo oogtay madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump dacwad la xiriirta inuu gurigisa u qaatay sir qaran oo xasaasi ah, kadib markii uu ka tagay Aqalka Cad.
Waaxda Cadaaladda ayaa ku war gelisay Trump in dacwad lagu soo oogay, waxayna ka codsatay inuu ka soo muuqdo maxkamaddii ugu horreysay ee Miami maalinta Talaa dada ah, sida uu madaxweynihii ho re ku xaqiijiyay bartiisa bulshada.
"Maamulka Biden ee musuqmaasuqa ah ayaa ku wargeliyay qareennadayda in la igu soo oogay da cwad la xiriirta sanaadi iqdii been abuurka ahaa,” ay uu Trump ku qoray bartiisa shabakadda Truth, isaga oo tilmaamaya sanduuqyo dukumeenti ah oo FBI-du ay ka qabatay gurigiisa ku yaalla Florida bishii Ago osto ee lasoo dhaafay.
Eedeyntan ayaa ah mid aan weli la faah-faahin, balse toddobo kamid ah warba ahinta Mareykanka oo soo xiganaya ilo xog -ogaal ah ayaa sheegay in ay ku jiraan dambiyo kala duwan.
Eedeynta ayaa Trump ka dhigaysa mad axweyn ihii ugu horreeyay ee hore ee maxk amad federaal ah dacwaddiisa loo diro. Baaritaankii FBI-da ee gu rga Trump ee Mar-a-Lago ee bishii Agoosto ee la soo dhaafay ayaa horseeday in laga helo inka badan 100 dukumeenti sir ah.
WARARKII UGU DAMBEEYEY EE QARAXII XALAY Taliska Booliska Oo Shaaciyay Khasaaraha Weerarkii Pearl Beach
Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa war-saxaaf adeed kasoo saaray weerarkii xalay ay Shabaab ku qaadeen hotel ku yaalla xeebta Liido oo lagu maga caabo Pearl Beach.
Taliska Ciidanka Booliiska waxa ay sheegeen in qaraxa iyo dagaalkii tooska ahaa ee daba socday ay ku naf waayeen 6 muwaaddin oo shacab ah, 3 ask ari oo ka mid ah kuwii ku howlanaa badbaadinta dad ka iyo dhaawaca oo gaaraya ilaa tobban qof.
Waxa ay sidoo kalr sheegeeb iney soo badbaadiy een 84 qof oo shacab ah oo isugu jira caruur, Haw een iyo dad waaweyn oo xiligaasi ku sugnaa goobta la weeraray.
Booliska wax xog ah kama bixin tirada dableyda maqaayada weerartay iyo sida ay goobta kusoo gaa reen, maadaama baro lagu hubiyo gaadiidka ay buu xaan aagga goobta.
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AH SABTI 10-KA JUUN 2023-KA
..