
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMSII 8-DA JUUN 2023-KA
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wakiilka cusub ee QM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka So omaaliya Xasan Sheekh Maxam uud ayaa Madaxto oyada ku qaabilay Wakii lka Gaarka ah ee Xoghay aha Guud ee Qar amada Midoobay uu u soo magac aabay Soomaaliya Marwo Catriona Laing.
Madaxweyne Dr Xasan Sheekh iyo Dan jire Catri ona Laing ayaa ka wadahadlay da rdargelinta howl aha muhiimka ah ee Xafiiska Qaramada Midoobay uu ka taage ero dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa la wadaagay dadaal lada dowl addu ku bixinayso dhinacyada la dagaallanka Al-Sha baab, kobcinta dhaqa alaha, isaga oo xusay muhii madda ay lee dahay si wax looga qabto caqabadaha bini’ aadannimo ee ka jira goobaha laga saaray Al-Shabaab.
Dhankeeda, Ambasadoor Catriona Lai ng ayaa Dowladda iyo shacabka Soomaa liyeed uga mahad celisay soo dhaweynta diirran ay kala kulantay, iy adoo bogaadisay guulaha laga gaaray dagaalka Al-Shabaab looga xoreynayo dalka, waxa ayna tilmaan tay in howlgalkeeda cusub uu xoogga sa ari-doono adkeynta wada-shaqeynta, sare u qaadidda taaage erada amniga, siyaasa dda iyo gargaarka bini’aada nnimo.
Ra’iisul Wasaare Xamze Oo Kulankii U Horeeyay La Yeeshay Catriona Laing
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamh uuriyadda Federaalka Soomaaliya, Md. Xamza Cabdi Barre, ay aa Dorraad Xafiiski isa ku qaabilay Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay u soo mag acaabay Soomaaliya, Catriona Laing, wax ayna, ka wada hadleen xoojinta wada-shaq eynta iyo taagee rada ay hay’adaha QM siiyaan Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Qarama da Midoob ay uga mahadceliyey taageera da dhinacyada badan ee ay u fidiyaan Soo maaliya, gaar ahaan dadaalka ay geliyaan dhinaca arrimaha bini’aadanimada, isa goo muujiyey sida ay Xukuumadda Dan Qaran uga go’an tahay in ay si dhow ula shaqe yso QM, iyada oo xoogga la saarayo arri maha ahmiyadda u leh Xukuumadda si loo xaqiijiyo guulaha la hiigsanayo.
Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay u soo magacaabay Soomaaliya Catriona Laing, ayaa dhankee da ka mahadnaqday soo dhaw eynta ay kala kulantay dowladda Soomaaliya, wax ayna tilDorraady in howlgalkeeda cusub uu sii adk ayn doono wada-shaqeynta, taagee rada iyo isgarab taagga ay QM siiso Soom aaliya ee dhinacyada amniga, siyaasadda, dhaqaalaha iyo horumarka.
Hanti-dhowrka qaranka oo dalbaday in lagu soo wargeliyo tuug shaar dowlad wata
Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaran ka ayaa soo saaray wargelin cusub oo ku socota shacabka, kaasi oo uga dalbanayo in lagu soo wargeliyo haddii ay arkaan sha qaale dowladeed oo ku kacay musuq-maa suq.
Wargelintan kasoo baxday Xaf iis ka Han ti-dha wrka Guud ee Qaranka ayaa waxaa shacabka So omaaliyeed looga dalbaday inay hubiyaan in wa rqadda lac ag qabasha da adeeg dowladeed ay ku cadahay tirada lacagta laga qabtay, si loo xoojiyo hufna an ta iyo la-dagaalanka mus uqa. "Si waafa qsan Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud (Sharci No. 17) iyo Xeerarka Canshuurta Do wadda, haddii aad bixiso canshuur, ganaax, kiro, la cag adeeg iyo no oc wa lba oo dakhli ah oo ay leedahay DFS (Dowlad -goboleed iyo Gobolka Banaadir), hubi in aad qaada to warqadda lacag qabashada (receipt vouc her) iyo in tirada lacagta lagaa qabtay ay ku caddahay,” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay xafi iska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka.
Sidoo kale waxaa qoraalka lagu yiri "Ha ddii aad rabto aragto khalad, wax is-dabam arin, khiyaano ama xeeladeysi ku saabsan nidaamka lacag qabash ada, fadlan la wad aag Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qara nka.”
Arrintan ayaa imaneysa xilli kal hore ay dowladda federaalka Soomaaliya ku dhaw aaqday dagaal culus oo ka dhan ah mus uq-maasuqa, kaasi oo aan loo kala eegi doonin sarkaal sare iyo mid hoose, isla ma rkaana uusan masuul ku baxsan doonin xil ka uu ka hayo dowladda.
Dowladda federaalka ayaa sidoo kale waxay qor sheynaysa inay qaado tallaaboo yin waaweyn oo lag ula dagaalamayo mus uq-maasuq, iyada oo dhaw aan Golaha Wa siiradda ay ansixiyeen qaraarka ad kaynta hufnaanta maaraynta maaliyadda dalka.
Qaraarkan ayaa ka kooban illaa 8 qod ob oo sal dhiggiisu yahay maaraynta maaliy adda guud ee dal ka, maaraynta dakhliga dalka, iibka iyo qandaraaska qaranka, ma areynta hantida guud ee qaranka iyo ma amulka iyo maaraynta shaqaalaha.
Sidoo kale waa mid muhiim u ah ilaalin ta hantida guud ee dadweynaha, la-dagaall anka musuq-maa suqa iyo in hantida qaran ka loo maareeyo si hufan oo u adeegaysa danaha guud.
Si kastaba, DFS ayaa dhawaan xirtay saraakiil dowladeed, oo la horgeeyay max kamadda gobolka Ba naadir, kuwaasi oo ciidamada booliska ay 20-kii April ee sanad kaan kasoo xireen garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Saraakiishan dowladeed ayaa waxaa loo haysta musuq-maasuq, been abuur, ku takri-fal awood dow ladeed, waxayna hor dhac u yihiin shabakad ballaa ran oo ku ee deysan xatooyada iyo lunsashada xoo laha dadweynaha, wuxuuna xarigooda qeyb ka ya hay dagaalka ay dowladda kula jirto mus uq-maas uqa.
Ciidamada ammaanka ayaa sidoo kale weli ku raadjooga shaqsiyaad kale oo ka tir san shabakada an ay qeybta ka ahaayeen saraakiishan u xiran dow ladda, kuwaasi oo iyaguna la horgeyn doono cad aaladda. 8-6-2023.txt
Dowladda oo shaacisay xog ku aadan wajiga labaad ee DAGAALKA Al-Shabaab
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dowl adda Soo maaliya, Daa’uud Aweys oo Dorraad Wariyeyaasha la wadaagay warbix inta 7aadlaha ah ee dowladda ayaa shaa ca ka qaaday xog ku aadan wajiga lab aad ee dagaalka Al-Shabaab.
Daa’uud Aweys ayaa shee gay in dhow aan uu bilaaban doono howlgalkan oo ay horka ceyso DFS, ayna ka qayb-qaa danaya an waddamada dariska ah.
Wasiirka ayaa xusay in wadd amada gob olka ay dareemayaan qatarta kooxda, ma adaama ay halis ku tahay gobolka oo dhan.
"Sida aad la wada socotaan waxaa soc da howlga llada lagu ciribtirayo Khawaariijta oo qaybo badan oo dalka ah ka socda, wa xaa intaas dheer in howlgalka qaybtiisa 2aad ee DFS hoggaamineyso la filayo in uu dhawaan billowdo, waxaana xusid mud an in waddamada deriska ah ee khatarta khawaariijta nala dareemaya ay iyaguna qayb ka yihiin howlgalkaan,” ayuu yiri Was iirka Warfaafinta XFS.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ciidama da ka soc da Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya ay ka hoos shaq eyn doonaan kuwa Xoogga dalka, isla-markaana marka uu u dhamm aado howlgalka, isla-markiiba ay dib u gu la aban doonaan waddamadooda, sida uu ha dal ka u dhigay. "Ciidanka ka imaanaya waddamada deris ka ah oo ka hoos shaqeyn doonna Cii da mada DFS waxa ay degdeg ugu laab an doonnaan waddamadooda sida ugu dhaqs iyaha badan marka uu dhammaado howl galka oo muddo kooban qaadan doo Md. Daa’uud Aweys.
Waxaa kale oo uu kusii daray "Haddii Soo maaliya laga suuliyo Khawaarijinta waxaa dhici kara inay u gudbaan waddamada dari ska ah, waxaana kamida Kenya, Jabuuti iyo Itoobiya. Soomaaliya ayaa waxaa haat an ka socda guluf dagaal oo ka dhan ah koox da Al-Shabaab, kaas oo dhul ballaaran ay uga qab sadeen ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deeg aanka. Xigasho:-Caasimadda.Net
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay ergay ka socda madaxweynaha Uganda
Madaxweynaha Jamhuriyadda Feder aalka Soo maaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ma daxtooyada Qaranka ku qaabilay Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La taliyaha sare ee hawlgalada ga arka ah ee madaxweynaha Uganda Md. Yoweri Museveni.
Madaxweynaha ayaa ka gudd oomay Ja naraal Muhoozi dham baal uu ka siday Mad axweyna ha dalka Uganda Mudane Yo weri Kaguta Museveni oo ku saabsan xiriirka labada dal iyo Iskaashiga dagaalka ka dha nka ah argagixi sada oo khatar ku ah xasil loonida iyo horumarka Gobolka.
Dhankiisa, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu ud ayaa uga warramey wafdiga Uganda sida ay u so cdaan hawlgallada dal ka ka dhanka ah argagixisa da, caqabada ha jira iyo dhinacyada ay dananeyso dowl adda Soomaaliya in laga kaabo, si ay ugu guu leysto halgankan, waxa uuna uga ma had celiyey dowladda iyo shacabka Ugan da garab istaagga xasi lloonida Soomaaliya iyo sida ay dhiig iyo hantiba ugu hureen da gaalka ka dhanka ah argagixisda Alshab aab.
Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo dowladda goboleedyada oo War murtiyeed laga soo saaray
Waxaa Dorraad magaalada Muqdisho lagu soo ga bagabeeyay shir labadii maalin ee lasoo dhaafay Mu qdisho uga socday Wasiirada Maaliyadda DFS iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah DF iyo maamu lka gobolka Banaadir.
Shirkaan ayaa mudadii uu socday waxa lagu gorf eeyay hanaanka Maaliyadda dal ka, daqliga gudaha, arrimaha deyn Cafinta iyo qeybsiga Deeqaha Maaliy adeed ee Soomaaliya ka hesho Caalamka.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xuku umadda Fedaraalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo xiritaanka Shirka ka hadlay ayaa sheegay in shir kaan Wasiira da Maaliyadda dowladda Federaalka, dowl ad goboleedyadda iyo maamulka gobolka Ban aadir uu ahaa mid diirada lagu saaray arrimaha Fe daraaleynta, maamul wanaag ga iyo wadashaqeynta ka dhexeysa Was aaradaha Hay'addaha Maaliyadda heer Federaal iyo heer dowlad goboleed.
"Shirka inta uu socday waxaa looga ha dlay arrim aha dib u habeynta Maaliyadda, horumarinta dhaqaa laha ,Mideynta Siyaa sadda Canshuuraha dalka, ma shaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunka iyo Hay'addaha kale ee taageera Soomaaliya" ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxam uud Nuur.
Gabagabadii shirkaan labadii maalin ee lasoo dhaafay Muqdisho uga socday Wasi iradda Maaliya da heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed ee Dorraad ugu dambeyn laga soo saaray War murtiye edka ayaa wa xaa ka qeyb galin Wasiirka Maaliyad da ma amulka Puntland, waxaana xusid mudan in maamulka Puntland uu horay u shaaciyay iney u
dhaqmayaan sidii dowladda madax banaan oo kale.
Mas’uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan DF ‘oo loo xiray’xatooyo
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo shir jaraa’id qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sida loo maare eyey kiiska 36 qof oo ajaan ib ah oo Dorraad lagu xukumay Muqdisho.
Sidoo kale Xeer ilaaliye Suleymaan Ma xamed Ma xamuud ayaa shaaciyey in masuuliyiin ka tirsan dowl adda ay u xiran yihiin xatoo yoxoola dadweyne, kuwaa as oo dha waan la hor gey nayo maxkamadaha dalka.
"Saraakiil ciidan, shaqaale dawladeed & masuuliyi in kale ayaa u xeran xatooya da xoolo dad wayne, dhawaana Maxkam ad ayaa la soo taagi doonaa dhamaanto od,” ayuu yiri Xeer ilaaliye Suleymaan Max am ed Maxamuud.
Sidoo kale wuxuu balan-qaaday in hant ida dadw eynaha ay ilaalinteeda masuuliy ad gaar ah iska saari doonaan, qofkii lagu qabta isagoo xadayana ay sharciga horgey doonaan.
"Shacabka Soomaaliyeed waxaan lee ya hay lacag dawladda lee dahay Sarkaal a ma qof kasta oo dowladda ka tirsan Acco un gaar ah looguma shubi karo, haddii aad qayb ka noqoto arrintaas, ogow in aad da nbiga qayb ka tahay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.
Sidoo kale Xeer ilaaliyaha ayaa faahfaah in ka bix iyey kiiska 36 nin oo ajaanib ah, ku waas oo u kala dhashay wadamada IIraan iyo Pakistan.
"Markii aan baarnay waxaan u gudbinay maxkam adda, waxaana qof kasta lagu xuk umay 11 kun oo dollar, lacagtaas waxay no qoneynaa (seddax boqol sagaashan iyo lix kun) iyo $30 kun oo dollar oo kall uunkii ay xadayeen lagu qiimeeyey,” ayuu yiri Xeer ilaaliyuhu.
Sidoo kale xeer ilaaliyaha ayaa u digay ajaanibta ku hamineysa inay si sharci darro ah ku soo raadiya an kheyraadka Soomaal iya, isagoo dadka Soomaa lida ah ee ku ho wlan inay ajaanibta ka caawiyaan falalka xatooyada ah ugu goodiyey inay mari doon aan ciqaab adag.
"Xafiiska xeer ilaaliyaha wuxuu baarit aan ku hay aa dad aan weli lasoo xirin, qof kasta oo masuul dow lo ah ama shacab ah waxaan uga digayaa musuq maasuq, wax aan ula dagaalami doonaa si adag, naga mana faka doono,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Suleymaan Maxamed Maxamuud.
Puntland oo Xoolo farabadan ka dhoofi say dek adda Magaalada Boosaaso
Ilaa lix Doonyood oo sida xoolo isugu ji ra Ari iyo Lo’a ayaa Habeen hore laga dhoofiyay dekadda weyn ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, kuwaas oo ku wa jahan Dowladda Sacuudi Car abiya.
Wasiiro katirsan Xukuu madda Puntland ayaa Doon yaha siday Xoolaha ka sago otiy ay dekadda Magaalada Boosaaso, waxaa na jira Doonyo kale oo maalmaha soo soc da Xoolo ka qaadi doono dekadda Bos aso
Wasiirada Dekadaha, Maaliyadda iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Puntl and ayaa War baahinta kula hadlay dekad da Boosaaso, iyaga oo faah faahin ka bixi yay dhoofinta Xoolaha iyo halka ay ku waj ahan yihiin.
Puntland ayaa dhowr jeer oo hore wax aa ay sid aan oo kale dekadda Magaalada Boosaaso ka dhoo fisay Xoolo aad u faraba dan, kuwaas oo loo iibge eynayay qaar kam id ah wadamada Khaliijka oo xiriir wanaag san uu kala dhaxeeyo Soomaaliya.
Axmed Madoobe oo Guddoon Cusub u Magacaa bay Gobolka Gedo
Madaxweynaha Maamulka Jubbland Axmed Ma xamed Islaam (Madoobe) ayaa Gobolkla Gedo wa xaa uu u magaacabay Maamul Cusub, waxaana xilal kala duwan uu u magacaabay 5 Masuul oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Gobolkaasi.
Axmed Madoobe ayaa Cabdullahi Cabdi Jaamac Gudoomiyaha Gobolka Gedo, waxaana sidoo kale uu ku xigeen uga dhigay Cusmaan Nuux Xaaji ( Macalimu) , kaasi oo noqo naya Kuxigeen ka Amniga & Siyaasada.
Madaxweyne Axmed ma doobe ayaa si doo kale Xilal u magacaabay: Nasteex Ca bdi Saalax Guddoomiye Kuxigeenka Maal iyadda, Ibrahim Madoobe Maxamed —G/Kuxigeenka Arrima ha Bulshada, Maxa med Xuseen Isaaq (Qaadi) —G/ Kuxige enka Maamulka ahna Xoghayaha Gobolka.
Madaxweynaha Jubaland Axmed Max amed Isla am ayaa Markuu arkay Dastuur ka Jubaland, Cutu bkiisa nad, Qodobka 72aad, Fargada (5aad) ee ku aadan awo oda madaxweynaha, ee magacaabida xub naha Golaha Fulinta Jubaland ayuu magac aa bay guddoonkaan Cusub.
Xabad-joojin la kala dhex-dhigay malee shiyaad kii ku dagaalamay Gobolka Mudug
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntl and Fa ysal Sheikh Cali oo safar shaqo ku jooga Degmada Towfiiq ayaa kulan kii 3a ad oo mira dhala la qaatay Nabadoonada iyo Maamulka Degmada Towfiiq ee Gobol ka Mudug.
Nabadoonada iyo Wax-garadka Degm ada oo Ful inaya Qodobadii Fadhigii 2aad loogu soo jeediyey ayaa Gudoomiyaha Go bolka Mudug ku wareejiyey Furkii (Qoryihii) ayagoona ku dhawaaqay in ay qaaten Xab ad Joojin rasmiya.
1- Waxay keeneen Furkii (qoryihii) ay Ardaaladu haysteen kuna wareejiyeen Gu ddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Fay sal.
2- Waxay ku baaqeen Xabad joojin dhab ah isla markaana ayu u muujinayaan wala lahooda Xurguftu dhexmartay dabacsana an, Samafal iyo inay ka xunyihiin waxa dha cay oo aysan marna raali ka ahayn.
3- Nabadoonada iyo Waxgaradka Deg mada Towfiiq waxay fidiyeen Gogol Naba deed iyagoona Gogosha dhigay Dagmada Towfiiq sidoo kale waxay ka codsadeen wa laalahood Xurguftu dhexmartay in ay ka aq balaan Magaalada Towfiiqna Gogoshuna taalo.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Faysal Sheikh Cali oo kulanka soo xiray ayaa she egay ilaa gogo sha iyo wadahadalada Naba deed ay ku guulaystaan maahane in aysan meel kale usocon, isagoona uma had celiy ey dhamaan Nabadoonada iyo waxgarad ka sidii ay ufuliyeen qodobadii ay horay u gu soo jeediyeen gogosha iyo xabad jooji ntana ugu dhaw aaqeen, sidoo kale Gudoo miyaha ayaa tilmaamay Nabada iyo Wada jirka Bulshadu inay wax walba sal dhig u ta hay Qarnigaan lagu jirana marna aysan ud ul qaadan karin aqbaleen in dad Soom aaliyeed dirir dhexmarto.
Xog: DENI oo ku wajahan Garoowe xilli xiisad ay jirto
Madaxweynaha Puntland Saciid Cab dullaahi Deni oo ku sugan degaanka Ceel-haarre ee duleed ka magaalada Qardho ay aa dhawaan ku wajahan M/Garoowe ee caasimadda Puntland. Saciid Deni ayaa sida la filayo ku hakan doona degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal, halkaas oo kulamo kula qaadan do ono qeybaha kala duwan ee bulshada deg madaasi.
Madaxweyne Deni ayaa waxaa lagu wa daa in uu 7aadka danbe si rasmi ah u furo kal-fadhiga Baarlam anka Puntland oo qodoba xasaasi ah horyaallan, oo uu ka mid yahay wax ka beddelka Dastuurka Puntl and oo ka dhashay muran xooggan.
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashi id Yuusuf Jibriil ayaa horraanta bishii hore ee May magacaabay guddi gaar ah oo ka soo tala bixiya wax ka beddelka uu maamulka Saciid Deni qorsheyn ayo in uu ku sameeyo Dastuurka Puntland.
Guddigan oo shan xubnood ka kooban ayaa timid kadib markii ay meel-mariyeen Golaha Wasiirada Puntland in wax ka be del lagu sameeyo dastuurka, gaar ahaan qoddobka xisbiyada siyaasadda maamul ka asi, islamarkaana laga dhigo shan xisbi, halka ay awal aheyd saddex xisbi.
Xubnaha guddigaan ayaa lagu wadaa in Golaha horgeeyan warbixinta fallanqeyn iyo daraasad ay ku soo sameeyeen arrinta wax ka beddelka dastuurka Puntland ee soo jeedisay xukuumadda uu hogga amiyo Saciid Deni.
Arrimahan ayaa imanaya xilli ay weli taa gan ta hay xiisadda ka dhalatay damaca madaxweyne Sac iid Deni ee ah in la furo dastuurka Puntland, iyada oo la fahamsan yahay in Deni uu gadaal ka riixayo arrinta an, si uu baarlamaankana u meel-mariyo in wax ka beddel lagu sameeyo dastuurka.
Si kastaba, Socdaalka madaxweyne Saciid Deni ee Garoowe ayaa sidoo kale ku soo aadaya xilli ay weli socdaan wada-hadallo ku aadan sidii xal looga gaari lahaa khilaafka siyaasadeed iyo amni ee qab soo mida doorashada dowladaha Hoose ee Garo owe iyo laba degmo oo kale, kuwaasi oo hore u hak iyay guddiga doorashooyinka Puntland.
Faahafahin Alshabaab oo weerar ismii daamin ah ku qaaday saldhigga ciidam ada Itoobiya ee Doolow
Alshabaab ayaa Dorraad weerar loo ade egsaday labo gaari oo lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa ku weeraray Ciidamada Itoobiya ee aan ATMIS-ka ahayn, kuwaas oo DFS ka ta ageeraya wajiga lab aad ee dagaalka Alsh abaab.
Dowladda Sooamaliya ay aa sheegtay in la fashiliyay weerarkan oo lagu qaaday sa ldhig ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin magaaalda Doolow ee gobolka Gedo.
Sida uu sheegay sarkaal ka tirsan ciida mada do wladda Soomaaliya oo dhacdadan xaqiijiyay, gaa riga koowaad oo noociisu yahay Toyota Surf Hilux ayaa ku qarxay af aafka hore ee saldhigga,waxaana ka dha shay dhaawaca afar askari.
Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay in baabuurkii labaad oo noociisu ahaa Suzuki SUV, ay ka hortag een ka hor intii aanu gaa dhin saldhigga ciidamada.
Waa weerarkii ugu horreeyay ee lala be egsaday ciidamada Itoobiya ee aan katir sanayn ATMIS, kuw aas dhawaan dalka u yimid dagaalka ka dhan ah Alshabaab.
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Sooma aliya ay aa qeyb ka ah abaabul ballaaran oo ay uga qeyb qa adanayaan wajigii laba ad ee howlgalka ka dhanka ah Al-Shab aab. Ciidamada xoogga dalka Soomaal iya ayaa hogaamin doona wajiga labaad, wax aana ka qeyb qaadan doona ciidamada da lalka deriska ah ee Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti.
Sacuudiga oo Dowladda Soomaaliya ka Caawina ya la dagaalanka AL-Shabaab
Wasiirka gaashaandhigga DFS C/dir Maxamed Nuur oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudi Car abiya ayaa kulan la qaa tay taliyaha ciidanka xoogga dalkaas Jene ral Fayad Al-ruwaili oo wasiirka iyo waf dig iisa ku soo dhaweey ey dalkaas.
Labada dhinac ayaa ka wada hadalay is kaa shiga amni ee labada dal iyo la dagaal anka al-sha baab in Sucuudigu uu ku caa wiyo Soomaaliya.
"waxaan ka wadahadalnay sidii loo xooj in lahaa iskaashiga ciidamada labadeena dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa la dag aallanka argagixisada caalami ga ah” ayuu yiri wasiir Jaamac”.
Askar katirsan Ciidanka Uganda oo 6 maalmood ku dhuumanayay saldhigii ay qabsadeen Al-Shabaab
Afar askar oo ka tirsan ciidamada Ugan da ayaa muddo lix maalmood ah is qarina yey, si ay uga bad baadaan Al-Shabaab oo la wareegtay saldhiggoodii Buulo Mareer ee Gobolka Shab eellaha Hoose.
Afhayeen u hadlay ciidama da Uganda oo lagu magacaabo Sareeye Guuto, Felix Kulaigye, ayaa sheegay in askartan ay ka badbaadeen weer arkii Al-Shabaab iyagoo ku dhuumaaleysanayay gud aha iyo haree raha Saldhigga la weeraray ee Buulo Mar eer.
Wuxuu sheegay in askartan la helay ka dib markii ciidamada Uganda ay dib ula wareegeen saldhigga Buulo Mareer, khami istii todobaadkii lasoo dhaafay.
"Markii aan saldhigga kusoo laabanay ayaan la kulannay askartan oo aad u tabar yareeyay gaajo iyo harraad darteed, sab abtoo ah waxay noolaayeen oo ay ku bad baadeen kaadidooda oo kaliya,” ayuu yiri Kulaigye. Waxa uu sheegay in mid kasta oo ka mid ah uu kaligiis ku dhuumanayay meel gaar ah .
Warkan ayaa ku soo beegmaya xilli uu madaxwe yne Yoweri Museveni sheegay in 54 askari Uganda looga dilay weerarkii 26-kii bishan.
Uganda ayaa Soomaaliya u soo dirtay koox uu ho gaaminayo taliyaha ciidamada dhulka Lieutenant General Kayanja Muhan ga si ay u baaraan wee rarka.
Museveni waxa uu si gaar ah farta ugu fiiqay laba taliye oo uu ku tilmaamay inay khalad sameeyeen isagoo sheegay inay cii danka ku amreen inay dib u gurtaan. Xigasho:-radiorisaala.com
Xukuumada Somaliland oo sheegtay in golaha wakiiladu ku fashilmay in ay xilka ka qaadaan Cabdirisaaq Khaliif
Xukuumada Somaliland oo ka had ashay dacw ada ay ka gudbisay Guddoo miyaha Golaha Wakiil ada Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegtay in ay dac wada gudbisay kadib markii golaha wakii ladu ku guuldraystay in uu Kha liif xilka ka qaado. Afha yeenka Wasaarada Arri maha Guddaha Cabdillaahi Axmed Carshe, oo war aysi gaar ah siiyay MMTV, ayaa dacwa da xil ka qaa dista ah ee xeer ilaaliyaha gu ud ka gudbiyay Khaliif ku tilmaamay mid sharci ah.
"Golaha Wakiilada muddo 6 billood ah ayaa la sug ayay, way ku fashilmeen, tala abo way ka qaadi wa ayeen, ee ay arkaye en Cabdirisaaq Khaliif in uu ba dheedhay in uu dagaalka ku jiro, markaa qodobka 79aad faqradiisa 2aad ayaa ogol in xeer ila aliyaha guud uu dacwad ku oogo" ayuu yidhi Carshe.
6 ilaa 7 xildhibaan oo golaha wakiilada ka tirsan ayuu Carshe sheegay in ay horta aganyihiin maam uus ka xayuubinta Cabdir isaaq Khaliif, kuwaasi oo uu ku eedeeyay in ay Khaliif la fikiryihiin.
Xildhibannada uu eedeeyay oo aanu ma gacyad ooda xusin ayuu sheegay in sidoo kale dacwad lagu soo oogi doono, isaga oo eed uga dhigay in ay war baahinta ka taag eeraan guddoomiye khaliif.
Guddoomiye Khaliif ayaa qoraal uu Dorraad ku baa hiyay bariisa Facebook ku sheegay in dacwada lagu soo oogay anay qiimo sharci lahayn, isla markaana awooda xil ka qaadistiisa ay leeyihiin golayaasha ba arlamaanka oo kali ah.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Marayk anka oo la kulmay dhaxal-sugaha Boqo rtooyadaSacuudi Carabiya
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dal kaMa ray kanka Antony Blink en iyo dhaxal-sugaha Boqortooya da Sacuudi Carabiya Amiir Maxm ed Bin Salmaan ayaa yeesh ay wadahadallo la xiriiray dardargalinta xir iirka labada dal ee soo ireen ka ah. Kulanka labada dhinac ayaa looga hadl ay xal u heliffa arrimaha ka taagan yemen, horumarinta xiriirka labada dal iyo ka qeyb qaadashada xasiloo nida iyo amniga gobol ka,sida uu ka dhawaajiyay af hayeenka wa saaradda arrimaha dibadda ee Marey kan ka Matthew Miller ,kadib kulankaasi.
Waa safarkii labaad ee uu Blinkin ku tago boqort ooyada Sacuudiga,waxaana la gu wadaainuu la kulmo madaxda kale ee ugu sareysa Sacuudiga inta lagu guda jiro booqashadiisa saddexda maalmood ah.Booqashadaan ayaa timid xilli muddo sannado ahay jireen is afgaranwaa la xiri iray arrimaha xuqu uqda aadanaha kuwa khuseeyey Iran iyo amniga gobolka.
Golaha Ammaanka oo ku baaqay in ciid amada Somaliland si degdeg ah looga saaro gobolka Sool
Golaha Amaanka ayaa walaac xooggan ka muuj iyay colaadda ka socota maga al ada Laascaanood, taas oo sababtay dhim ashada dad badan oo rayid ah iyo baraka ca in ka badan 150,000 oo qof.
Bayaan ay soo sa areen Golaha Amma anka ayay kusoo dhaweeyeen dadaal lada ay waddo Dowl adda Federaalka So omaali ya (DFS), Itoobiya iyo odayaasha degaan ka ee SSC. Dadaaladaas oo lagu xaqiiji nayo xabbad-joojin loo dhan yahay.
Golaha Ammaanka waxa uu bayaanki isa ku she egay in Somaliland ay si deg-deg ah ciidamadeeda uga saarto goobaha dagaalka ee Laascaanood, iyo inay dhina cyadu is-xakameeyaan oo ay ka fogaada an falal kaste oo sii hurinaya colaadda.
Golaha Ammaanku wuxuu sidoo kale u gu baaqay dhammaan dhinacyada is haya inay si degdeg ah he shiis xabbad-joojin ah u gaaraan. Wuxuu ku dhiirri-galiyay wada-hadal loo dhan yahay.
Sidoo kale wuxuu ugu baaqday Hawlga lka Qara mada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) inuu bix iyo taageero dheeraad ah si waafaqsan waajibaad kiisa.
Golaha amaanka ayaa ugu dambayn wa laac ka muujiyey saamaynta ay colaad du ku yeelan karto xa aladda bini’aad antinimo ee magaalada Laascaano od, iya doo sii kordhinaysa barakaca iyo dhibaa tada ka dhalatay abaartii sanadka 2022.
Al-Shabaab Oo Afar Qof Shaqaale Caafi maad ah Ka Afduubatay Hiiraan
Koox ka tirsan Alshabaab ayaa Dorraad galinkii dam be afar shaqaale caafimaad ah iyo darawalkoodii ka afduubtay deegaanka Sheekh Nuur ee galbeedka gobolka Hiira an sida laga soo xigtay illo wareedyo ku dhaw booliska.
Shaqaalahan oo ka tirsanaa urur sama fal maxali ah oo ka hawlg ala gobolka ayaa ka soo laabtay hawl caaf imaad oo ay ka soo qabteen deegaanka Far Libaax ee isla gobolka Hiiraan.
Dad ku sugan Beledweyne ayaa sheega y in shanta qof ee la afduubtay labo kamid ah ay ahaaye en dumar, waxayna dhamaan tood u shaqaynayeen hay’ad maxali ah oo qaabilsan daweynta iyo nafaq eynta caruur ta oo ka shaqaysa gobollada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
Illaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Alshabaab oo ku aadan sababta ay u afduubteen shaqaalahan maxaliga ah.
Madaxweynaha Rwanda oo shaqada ka eryay 200 oo askari oo ay ku jiraan saraakiil
Madaxweynaha Rwanda Pa ul Kagame ayaa shaqada ka ceyriyay in ka badan 200 oo askari oo ay ku jiraan saraa kiil sare oo ka tirsan ciidamada Difaaca Rwanda ee RDF. Maj Gen Aloys Muganga oo ahaa taliy aha qeybta makaaniga ee ciidanka xoogga dalka oo soo noqday taliyaha ciid amada ke ydka 2018 ilaa 2019 iyo Sarreeye Guuto F rancis Mutiganda oo madax ka ahaa am niga dibadda ee hay’adda sirdoonka qaran ka, ayaa ka mid ah 14 sarkaal oo sarsare oo xilalka laga qaa day lana ceyriyay.
Mr Kagame waxa kale oo uu fasaxay in shaqada laga eryo 116 askari oo darajooy in kale ah waxana uu ogolaaday joojinta qandaraasyada adeegga ee 112 askari, ay aa lagu yiri bayaan ka soo baxay RDF.
War saxaafadeedka ayaan lagu sheegin sababta shaqada looga ceyriyay 244-ask ari, oo lagu dha waaqay Dorraad. Talaabadan ayaa timid maalin ka dib mar kii Mr Kagame uu isku shaandheyn ku same eyay saraakiisha ugu sareysa ciida mada, isagoo isku mar shaqada ka eryay wasiirkii gaashaandhiga iyo taliyaha ciid amada isagoo ku dhawaaqay badalkooda arrintan ayaa ah wax aan caadi ahayn oo ka dhaca Rwanda.
Duuliye waday diyaarad hawada ku jirtay oo uu wadnaha istaagay
Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Ru ushka, laguna maga cabo Aeroflot ayaa si de gdeg ah u degtay kadib markii mid ka mid ah duuliyeyaa shii waday diyaaradda
uu wadnaha istaagay.
Wakaaladda wararka ee Rushka ayaa ku soo warranatay in diyaara ddan oo ka ambabax day maga alada Mosc ow ee caasi madda Ru ushka, kuna sii jeeday magaala da Anapa ay si degdeg ah ugu deg tay gar oonka caalamiga ee Platov ee magaalada Rostov-on-Don.
Duuliyihii labaad ayaa la sheegay in uu la waree gay diyaaradda, wuxuuna markii dambe codsaday in diyaaradda ay si deg deg ah u degto, kadib markii uu khalkhal ay. War qoraal ah oo ka soo baxaya shirka dda duulimaadyada ee Aeroflot ayaa lagu sheegay in markii diyaaradda la dejiyay xa aladda duuliyiha ay la tacaaleen dhakhaat iir joogtay garoonka, balse uu dhintay isga oo lagu sii wada isbitalka.
"Qofwalba oo katirsan shirkadda Aero flot waxaa uu aad uga naxay dhimashada saaxiibkeen, waxaa na tacsi u direynaa qoy skiisa, saaxiibadii." ayaa la gu sheegay war bixinta shirkadda.
XIGASHADA SAWIRKA,EPA Qoraalka sawirka, Shirkadda Duuliyaha ayaa la sheegay in isagoo ha wada ku jira uu wadnaha istaagay, taas na ay keen tay in duul iyihii labaad uu ka fikiro si dii xaaladda loo dejin lahaa, ugana fikiri lahaa badqabka rakaabkii sarn aa diyaarad da.
Shirkadda Aeroflot ay aa sheegtay in ca afima adka duuliyaha dhintay uu ahaa mid wanaagsan, oo uu sameeyay baaritaan caafimaad kahor inta uusan duulin.
Wakaaladda wararka ee Ruushka ayaa sidoo ka le sheegtay in wax dhibaata ah ay san soo gaarin ra kaabkii saarnaa diyaara dda, walow aanan la garan eynin in dadka rakaabka loo sheegay xaaladda iyo waxa ay kaga falceliyeen. Isla shirkadan Aeroflot ayay ahayd mar kii bishii Janaayo ay si degdeg ah ugu deg tay galbeedka dal ka Serbia, kadib markii qof rakaab ah oo cabsan uu isku dayay in uu afdu ubo diyaaradda. Shakhsigaas ayaa markii dambe la xiray, waxaana dhamaan shaqaalihii diyaarad da iyo rakaabka ay si nabad ah ugu dage en magaalada Khanty-Mansiys. Shirkad da diyaaradaha ee Aeroflot oo la asaasay sanadkii 1923 ayaa ah shirkad duulim
aad oo ay leedahay dowladda Ruushka.
XIGASHO:-BBC
Gobolka Florida oo muhaajiriinta u tarxii laya Gobol kale oo Maraykanka ah.
Waaxda Maareynta Degdegga ah ee Gobolka Florida (FDEM) ayaa qiratay door ay ku lahayd laba duulimaad oo maalmihii la soo dhaafay 36 muha ajiriin ah lagu gee yey magaalada Sacramento ee gobolka California.
Duulimaadkii ugu hor eeyay oo16 tahrii bayaal ah wada ayaa magaala daas gaar ay todobaadkii hore, ka dibna diyaarad lab aad ayaa Isniintii timid, taas oo ay la socd een 20 muhaajiriin ah. Maamulka Califor nia ayaa baaraya in wax sharci ah la jabiy ay iyo in dadka la marin habaabiyay. Flor ida ayaa she egtay in dhammaan muhaajiri inta ay si iskood ah u duuleen.
Tani waa qir ashadii ugu horeysay ee Florida si cad u qirato tan oodhacday maa lmo aamusnaan ah ka dib duulimaadyada. "Iyadoo loo marayo oggola ansho af iyo qor aal ah, muhaajiriintu waxay muujiy een inay rabaan inay aadaan California,” Alecia Coll ins, agaasimaha isgaarsiinta FDEM, ayaa ku tiri had al ay soo saartay Talaadadii. Ms Collins ayaa sheegt ay in "qandaraasle uu joogay” si loo hubiyo in soog alootiga ay si nabad ah ku gaareen "hay’ado gacan sad dexaad ah”, oo loogu magac daray Hay’ adaha samafalka Katooliga.
FDEM ayaa sidoo kale baahisay muuqa al laga arkayo gaadiid, kaasoo u muuqday mid muujinaya muhaajiriinta, qaarkood wax ay sheegeen in si wana agsan loola dhaq may. Sannadkii hore, Mr.DeSantis barasa abka gobolkan, waxa uu laba diyaaradood oo siday muhaajiriin u diray Martha’s Viney ard, oo ah aagga qaniga ah ee Massachus etts. Florida iyo ugu yaraan laba gobol oo kale oo uu Jamhuurigu gacan ta ku hayo ay aa basas badan oo muhaajiriin ah u di ray magaalooyinka ay maamul aan Dimuqraadi gu si ay uga mudaaharaadaan siyaasada ha socdaalka ee dawladda federaalka
Yaxaas keligii is uureeyay oo lagu arkay meel xa yawaannada lagu xannaaneeyo
Yaxaas Kiiskii ugu horreeyay ee Yaxaas iskii isu uureeyay ayaa lagu arkay beerta xayawaanka ee Costa Rica.Waxay soo saartay uurjiif 99.9% hidde ahaan nafteeda la mid ah.
Dhacdada ayaa laga helaa noocyada shimbiraha, kalluunka iyo xamaaratada kale, laakiin waligeed hor ay uma dhicin in lagu ar ko yaxaasyada.
Ukuntan ayaa waxaa dhigtay Yaxaas Mareyk an ah oo 18 jir ah oo ku nool Parque Reptilania bishii Janaayo 2018. Uurjiifka gudaha si buuxda ayuu u sameysmay laakiin wuu dhashay oo weli ma dillaacin.
Xaywaankan ayaa la helay iyada oo laba jir ah, waxaana laga ilaalin jiray yaxaasyada kale inta uu nool yahay.
Cilmi-baadhayaashu waxay qoraal ku qoreen joor naalka Royal Society Biology Letters, waxaanay she egeen in dhalmada bikradaha ah laga yaabo inay ku badan tahay Yaxaasyada, oo aan ilaa hadda la dar eemin, sababtoo ah dadku ma raadinin tusaale ahaan.
"Ma ahan wax aan caadi ahayn in xamaaratada la haysto ay isku xiraan ukumo, marka la eego mud dada ay ka go'an yihiin lammaanaha, kuwan ayaa ca adi ahaan loo tixgalinayaa kuwa aan socon karin oo la iska tuuro. Natiijooyinkani waxay soo jeedinayaan in ukunta la qiimeeyo suurtagalnimada suurtagalni mada marka ragga ay maqan yihiin." " Saynis yahan ad ayaa sidaasi yiri."Caddayntan cusubi waxay bixinaysaa fikrado la taaban karo oo ku saabsan awoodaha taranka ee suurtagalka ah ee kuwa xiriirka la leh yaxaasyada," ayay qoreen saynisyahannadu, "gaar ahaan dinos aurs"..
Digniinno hawada ah oo lagasoo saaray qaybo kamida Mareykanka
Dugsiyada dowliga ah ee magaalooyinka New York iyo Washington DC waxay baajiyeen dham maan dhaqdhaqaaqyadii bannaanka sababo la xiriira tayada hawada oo liidata oo uu sababay dabka kay maha ah ee Canada. Shan iyo toban gobol oo Mareykanka ah ayaa laga soo saaray digniino dhan ka tayada hawada ah, iyadoo qiiqa uu ku faafay koonfurta.
Cirku waxa uu isu rogay midab guduud ah oo qiiq u uku jiro guud ahaan New York iyo meelaha kale.
Duqa magaalada, Eric Adams, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku sheegay in sida ugu wan aagsan ee looga ilaalinayo qiiqa ay tahay in guda ha lagu jiro.
Qiiq ayaa ku fiday ilaa South Carolina.
Dabbka ayaa ka holcaya ku dhawaad dham maan tobanka gobol iyo dhulalka Canada.
In ka badan boqol iyo labaatan kun oo qof ayaa la ga daad gureeyay guryahooda.
Istimaalka intarneedka oo dib loogu furay Senrgal
Dowladda Senegal ayaa inta badan dib u soo celi say isticmaalka internetka ee mobilada, shan maalm ood ka dib markii la jaray iyadoo laga jaw aabayo mudaaharaadyada taageerayaasha hog aamiyaha mucaaradka, Ousmane Sonko.
Goobaha warbaahinta bulshada qaarkood ayaan wali si buuxda loo helin.
Lix iyo toban qof ayaa ku dhintay rabshado tan iyo markii maxkamad ay ku xukuntay Mr Sonko labo sa no oo xarig ah sababo la xiriira dhaqan xumo iyadoo Isaga oo maqan la xukumay.
Waa mid ka mid ah rabshadihii ugu dhimasha da badnaa ee ka dhaca Senegal muddo tobanaan sano ah. Mudaaharaadyo kale ayaa lagu baaqay Jimcaha iyo Sabtida.
Baadarigii dadka raacsan ka soomiyay cunta da illaa ay dhintaan oo la sheegay in lagu helay caddeymo ku filan
Wasiirka arrimaha gudaha Kenya, Kithure Kindiki ayaa sheegay in hay’adaha baaristu ay aruuriyeen cadeymo ku filan oo lagusoo oogayo badari Paul Mackenzie inuu xasuuq geystay.
Waxa uu wasiirku sheegay in marka lasoo gabo gabooyo baaritaanka, ay dolwddu u rogi doonto ke ynta goob lagu xasuusto dadkii halkaas ku dhintay.
Hogaamiyaha kaniisadda caalamiga ah ee Good News, Baadari Paul Mackenzie ayaa mar kale kasoomay cuntada.
Qareenka wadaadkan ayaa sheegay in ay doonayaan oo kaliya in uu helo caddaalad aan eex lahayn, xilli uu ku sugnaa maxakamadda Shanzu oo dacwada baadarigu ka socotay.
Talaabada uu baadarigu kaga soomay cunta da ayuu qareenkiisu ku tilmaamay in ay daba socotay hadalkii wasiirka arrimaha gudaha Kenya, Kithure Kindiki uu kushegay in baadariga aan iftiinka dib loo tusi doonin.
Qareenkadacwada baadari Paul Mackenzie ku matalaya dawladda ayaa xanuunsaday sidaas darteedna kamasoo muuqan doono maxkamad da, balse Agaasimaha Waaxda Dacwad oogista Kenya Noordin Haji ayaa doonaya in dhageysiga dib loo dhigo ilaa qareenku uu ka soo kabsanayo xanuunka.
Baadariga Muranka dhaliyey iyo 17 kale ayaa booliska gacanta ugu jira ka dib markii lala xiriiriyey soon aan la afureyn ilaa geerida, kaas oo boqolaal qof ay ugu dhinteen tan iyo bishii April ee sannadkan taas oo ka dhacday keynta Sha kahola oo ku taal meel u dhow magaala xeebeed ka Malindi ee dalka Kenya.
Maxaad ka taqaanaa taariikhda geedka dumay ee ay reer Wardheer u baroor diiqayaan?
Geedka Quracle ka hor inta uusan dumin
Geedkani waa geed aad u fac weyn, waxaana lagu qiyaasaa in uu jiro in ka badan 300 oo sano. Wuxuu ku yaallay dhanka galbeed ee magaalada Wardheer waxaana dhinaca midig ka marta waddada isku xirta magaalooyinka Wardheer iyo Qabridaharre, ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Dhanka bidixna waxaa ka xiga waddada isku xirta Wardheer iyo Shilaabo. Ka soo horjeedkiisa waxaa ku yaalla garoonka kubadda cagta ee Magaalada.
"Geedkani geed keliya ma ahayn ee waxa uu ahaa astaan umadeed waxa uu ahaa geed ka facweyn dhammaan Dorraad umadda adduunka joogta. Arrimaha deegaanka looga talin jiray, salaadiintaa lagu dooran jiray, wuxuu ahaa xafiis lagaga tashado arrimaha deegaanka,” ayuu BBC u sheegay Xasan Daahir oo ka mid ah Odayaasha deegaanka.
Xasan ayaa sheegay inaysan jirin sabab la garan karo oo uu geedkaass taariikhiga ah u dumay.
"Ma jirto sabab la ogyahay oo uu geedka u dumay, Dorraad maqribkii unbuu dhexda ka kala jabay.”
Geedka Quracle markii uu dumay kaddib
"Geed la illaawi karo ama laga sabri karo ma ahayn, waxa uu ahaa astaan ummade ed iyo geed loo soo dalxiis tago oo ilaa saddex qarni jira.”
"Aad baan uga naxay oo qaadanwaa ayay igu noqotay, waxaan dareennay sida iyada oo uu naga dhintay ninkii dalka ugu madaxsanaa, aniga oo dhan ayaa baddal may,” ayuu yiri Xasan oo BBC-da uga warramay dareenkiisa.
Quracaan ayaa inta la ogyahay, soo maray saddex magac oo loo bixiyay.
1. "Quraca Daw-Guduud". Waa magacii u horreeyay ee loo yaqaannay.
2. "Gubateel" waa magac kale oo isna mar loo yaqaannay. Silsiladda Guba ayaa la isagu marin jiray oo lagu tirin jiray laguna teeli jiray maaddaama ceelka silsiladu ka bilaabatay waa "Camuude" uu meesha ku yaallay.
3. "Quracle" waa magacii u danbeeyay ee loo yaqaannay. Waxaana agtiisa ku yaallay ceel-biyood isaga lagu samiyey oo ceelka ayaa la oran jiray Quracle.
"Geedkan maaddaama uu ahaa hoolkii shirarka Wardheer inta la hubo waxaa ka hoos khudbeeyay talisyadii Geeska Afrika soo xukumay. Mililik, xayla Salaase, Sayid Maxamed Cabdille Xasan, Taliskii Talyaa niga kolkii uu Itoobiya qabsaday, Taliskii Ing iriiska Kolkii uu Talyaaniga ka adkaaday Dagaalkii Labaad, Taliskii Maxamed Siya ad Barre Dagaalkii Todobaatan iyo Todo badii.""Waxaan dowalad dee gaanka ka codsan eynaa in geedkaas meeshiisii la ga samee yo waxa lagu xusuusto oo aan sidaa lagu ilaabin," ayuu yiri Xasan. XIGASHO:BBC
WAA KUMA AFHAYEENKII ERDOGAN EE LOO MAGACAABAY MADAXA SIRDOONKA TURKIGA?
Kalin Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa İbrahim Kalın u magacaabay madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka dalkaas ee (MIT).
Kalin oo ahaa afhayeenka madxatooyada iyo la taliyaha dhanka siyaasadda arrimaha dibadda ayaa xilkan kala wareegay Hakan Fidan, oo loo magacaabay wasiirka afrrimaha dibadda Turkiga.
Kalin ayaa kaddib noqday sarkaalkii labaad ee rayid ah ee aan ka tirsaneyn hay’addaas ee hoggaamiya MIT intii uu Erdogan ahaa raysal wasaare iyo madaxweyne tan iyo sanadkii 2002.
Kaddib markii Ahmet Davutoğlu loo magacaabay wasaaradda arrimaha dibadda May 1, 2009, İbrahim Kalın wuxuu ku biiray saaxiibbada u dhow Erdoğan waxaana loo magacaabay madaxa la taliyaha siyaasadda arrimaha dibadda. Tan wixii intaa ka dambeeyay Kalın ayaa ka sii mid ahaa saaxiibbada u dhow Erdogan.
Waa kuma ninkan?
Waxaa loo arkaa in horumar la taaban karo uu booskan u yahay Kalın, oo maqaamka safiirnimo lahaa soona noqday afhayeenkii Erdogan iyo sidoo kale muddo sanado ah ahaa madaxa la taliyaha siyaasadda arrimaha dibadda.
Waxbarashadiisii Malaysia ilaa Mareykanka
Kalin, oo madaxtooyada ka howlgalayay muddo sanado ah, xogtiisa waxbarasho kuma jirto meel rasmi ah.
Noloshiisa gaarka ah, khirbadihiisa waxbarasho iyo tan xirafdeed ayaa laga heli karaa meelaha qaar.
İbrahim Kalın ayaa sidoo kale wareysi uu sanadkii 2021 siiyay Armağan Çağlayan ku sheegay warbixin buuxda oo ku saabsan waxbarashadiisa, sidii u uku galay siyaasadda iyo noloshiisa gaarka ah.
Kaddib markii uu ka qalin jebiyay Jaamacadda Istanbul, Qeybta Taariikhda, Kalın wuxuu waxbarashadiisa sare ku qaatay Islaamka wuxuuna maaddada falsafadda ka dhigi jiray Jaamacadda Malaysia, haalkaas oo uu Davutoğlu sidoo kale ka shaqeyn jiray. Wuxuu shahaadada ugu sarreysa ka diyaariyay maaddada falsafadda oo uu ka dhigtay Jaamacadda George Washington ee Mareykanka, oo uu aaday sanadkiii 1996. Wuxuu casharro ka bixin jiray College of the Holy Cross, Georgetown University iyo Bilkent University.
Kaddib Kalın wuxuu noqday bare sare oo dhigi jiray maaddada falsafadda Islaamka. Kalin, oo aan jecleyn in magaca barafasoor uu adeegsado, ayaa sheegay inuu jecel yahay inuu ka hadlo arrimaha isagoo aan magacyadaas loogu yeerin.
Qoraalka sawirka, Kalin iyo Joe Biden, oo markaas ahaa madaxweyne ku xigeen, November 2014
Halka ay xirfaddiisa ka bilaabmatay
Wareysi uu siiyay Armağan Çağlayan, İbrahim Kalın wuxuu sheegay in hannaanka uu kusoo galay siyaasadda uu billowday sanadkii 2004 markii Erdoğan, oo xilligaas raysal wasaare ahaa, uu ka codsaday inuu hay’ad afkaarta la isku dhaafsado ka hirgeliyo Turkiga, wuxuuna markaas dalka u yimid fasax waxbarasho. Wuxuu markaas sanadkii 2005 aasaasay hay’adda siyaasadda, dhaqaalaha iyo baaritaanka bulsho ee (SETA).
"Xaqiiqdii, ujeeddadeydu waxay ahayd inaan shaqadaas qabto oo aan jaamacadda dib ugu laabto. Balse sanadkii 2009 waxaan nasiib u yeeshay inaan la taliye sare u noqdo raysal wasaaraha. Wixii intaa ka dambeeyay, xilal kala duwan ataan ka qabtay ayuu ka haya madaxtooyada ilaa afhayeenka madaxweynaha.”
SETA ayaa muddo sanado ah howlo cilmiyeed u qaban jirtay Xisbiga AKP ee dowladda Erdogan, iyadoo door muhiim ah ka cayaartay qaabeynta siyaasadaha xisbiga.
Kalin Ku biiriddiisa kooxda Erdogan
Markii uu soo noqday madaxa SETA intii u dhaxeysay 2005 and iyo 2009, Kalın waxaa loo magacaabay madaxa la taliyaha sare ee siyaasadda dibadda ee Erdogan kaddib markii Davutoğlu loo magacaabay wasiirka arri maha dibadda 1 May 2009. Wixii intaa ka damb eeyay, wuxuu ka mid ah aa saaxiibbada dhow ee Erdogan.
Muddadaas, Kalin wuxuu noqday xiriiriyihii ugu hor reeyay ee raysal wasaaraha ee arrimaha dibloma asiyadda.
Doodda 'kelinimada qaaliga ah'
İbrahim Kalın waxaa aad loogu cambaareeyay hadalkiisii ahaa "kelinimada qaaliga ah”, ee uu yiri muddadiisii ugu horreysay shaqada. Taariikhdu markii ay ahayd 19 August 2013, wuxuu bartiisa Twitter-ka ku qoray, "Sheegashada ah in 'Turkigu keli ku yahay Bariga Dhexe' ma aha run, balse haddii tani tahay cambaareyn, waa in la sheegaa markaas. Tani waa kelinimo qaali ah."
Kahor wax yar markii uu Kalin erayadaas ku hadlay, dibadbaxyadii Gezi ayaa ka dhacay Turkiga, waxayna ahayd markii ugu horreysay ee Erdogan uu la kulmo falcelin xooggan oo bulshada uga timid. Ka jawaabidda dowladda ee bannaanbaxyada ay xoog uga jawaabtay iyo dadkii naftooda ku waayay ayaa sababtay cambaareyn ka dhan ah Turkiga.
Isla muddadaas, Turkiga wuxuu ahaa dalkii falcelinta xooggan ka bixiyay afgembigii Masar July 2013. Isagoo sheegay in dalalka gobolka iyo reer galbeedku aysan si weyn uga jawaabin afgembigan ilaa xukunka laga tuuro madaxweynihii Masar Moha mmed Morsi, oo ka tirsanaa dhaqdhaqaaqii Walaa laha Muslimiinta, Erdogan ayaa in muddo ah aaminsanaa sidaas.
Erdogan ayaa gacan qaaday madaxweynaha haatan ee Masar Abdel Fattah al-Sisi, oo afgembig an fuliyay, mar ay sanadkii hore ku kulmeen Qadar.
İbrahim Kalın, ayaa dhanka kale sheegay in hadalkiisa uusan ula jeedin sida loo qaatay.
Wuxuu sheegay in laga yaabo inuu ku khaldanaa inuu si kale u dhigo, balse marnaba Tukrigu uusan keli ahayn. Kalin La taliyihii iyo afhayeenkii Erdogan
Markii Erdogan madaxweyne loo doortay August 10, 2014, İbrahim Kalın ayaa ka shaqo bilaabay madaxtooyada. Afhayeenka madaxweynaha ayaa loo magacaabay December 1, 2014, Kalın ayaa xilkan hayay ilaa loo magacaabo madaxa MIT.
Kaddib aftidii la qaaday 2017, Kalın wuxuu sidoo kale ahaa afhayeenka dowladda.
Maaddaama hannaanka cusub ee dowladda Turkiga, ay wasaaradda arrimaha dibadda hoos imaaneysay madaxtooyada, wuxuu Kalin si weyn ugu lug yeeshay arrimaha caalamka.
Wuxuu sanadihii dambe wakiil u ahaa Turkiga, isagoo la xaajoonayay Mareykanka.
Wuxuu Kalin sidoo kale door weyn ka cayaaray hannaanka Sweden iyo Finland ay ugu biirayaan ururka NATO.XIGASHO:BBC
Waa kumaa baasaskii waxyeeladii ugu badneyd ugeysaty Mareykanka ee hada xabsiga ku dhintay? robert hanseen
Sarkaal ka tirsan FBI-da oo isu beddelay jaajus Ru ush ah kaasi oo noqday mid ka mid ah basaasiinta ugu waxyeellada badan taariikhda Maraykanka ayaa meydkiisa laga helay xabsiga. Robert Hanssen ayaa laga helay xarunta ugu ammaanka badan ee Florence, Colorado, subaxn imadii Isni inta. Han ssen, oo 79 jir ah, ay aa helay in ka badan $1.4m oo caddaan ah, intii uu Ruushka u baa sasay, Saddex boqol oo wakiil ayaa kiiskiisa ka shaqe eyay.
Waxaa lagu xukumay xabsi daa’in oo lagu soo eedeeyay basaasnimo 2002-dii.
Doorkiisa sirdoonka awgeed, waxa uu helay xog sir ah, 1985-kiina waxa uu bilaabay fal-dambiyeed kiisii, isaga oo qoraal u diray Ruushka iyo Midowgii Soofiyeeti ee hore.
Dibad baxyo looga soo horjeedo canshuur kordhinta oo gil gilay Nairobi
Booliska ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u ade egsaday si ay u kala eryaan dad Kenyan ah oo mudaaharaad ka dhigayay caasimadda oo ka soo horjeeday qaar ka mid ah tallaabooyinka ay do wladdu soo jeedisay ee ah in canshuur cusub ama ka badan in lagu soo rogo waxyaabo uu ku jiro shidaalka.
Mid ka mid ah tillaabooyinka muhiimka ah ee lagu muransan yahay ee sharciga maaliyadda aan la jeclayn waa 3% oo ah cashuurta sanduuqa guryaha ee dhammaan shaqaalaha mushaharka qaata iyo in la kordhiyo cashuurta qiimaha lagu daray shidaalka ilaa 16%.
Sharcigu wuxuu sidoo kale ku baaqayaa ca nshuuraha alaabaha la isku qurxiyo, iyo dakhliga soo galaa dad wax ku baahiya baraha bulshada ay ku kulanto. Waxay ka mid yihiin talaabooyinka ay Kenyaan badan ka soo horjeesteen.
Daraasiin mudaaharaadayaal ah ayaa doonay ay in ay isugu soo baxaan fagaare yaal ku yaala bartamaha Nairobi ka hor inta aysan u gudbin baarlamaanka si ay uga codsadaan mudanaya asha in ay diidaan soo jeedinta canshuurta.
Warbaahinta gudaha ayaa sheegtay in qaar ka mid ah dibadbaxayaasha la xiray.
Araday ku dhimatay duqeyn loo geystay jaamacad kutalla Khartoum
Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegtay in 10 ka mid ah muwaadi niinteeda ay dhinteen ka dib markii "lagu duqee yey" xaruntii jaamacadeed ee ay ku sugnaayeen weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda Suu daan ee Khartoum, Axaddii.
Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ay "aad uga xun tahay ” dilka muwaadiniinteeda loogu geystay jaamacad da caalamiga ah ee Afrika ee kutaalla Suudaan.
Maxay tahay waxa dahabka ka ah Spain ee sida fudud looga helo Soomaaliya?
Bartamaha deegaannada Tierra de Pinares iyo Sierra de Gredos oo gobolladaas ka tirsan, waxaa ku yaalla keymo cuf ah oo cabbirkoodu uu gaa rayo 400,000 oo hiktar oo ay ka baxaan geedo xabag ah oo buuraha ku dherersan.
Keymahan oo laga dugaashado cadceedda Spain, ayaa waxay goob loo soo dalxiis tago u ta hay dadka deegaanka iyo dalxiisayaasha intaba.
Haddii aad booqatana xilliga habboon oo aad si dhow u eegto, waxaad arkeysaa shaqaale ku dhex jira keymaha oo geedaha ka guraya xabagta oo loo yaqaanno "dahabka dareeraha ah.Sii akhri


0 



HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMSII 8-DA JUUN 2023-KA
..