Hantidhawraha Qaranka oo qaabbilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya

0
Tuesday May 30, 2023 - 11:42:26 in Wararka by
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hantidhawraha Qaranka oo qaabbilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya

    Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane, Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta qaabbilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya Mudane, Haakon Svane iyo Madaxa Iskaashiga Saafaradda ee Kenya iyo Soomaaliya Mudane, Erling Hess. Masuuliyiinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane, Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta qaabbilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya Mudane, Haakon Svane iyo Madaxa Iskaashiga Saafaradda ee Kenya iyo Soomaaliya Mudane, Erling Hess. Masuuliyiinta ayaa waxay isla soo qaadeen xiriirka iskaashi ee ku aaddan kobcinta awoodda iyo xirfadda hawlwadeennada Xafiiska Hantidhawrka Guud iyo dardargalinta dedaallada lagu xoojinayo nidaamyada isla-xisaabtanka iyo daahfurnaanta ee ka jira heer federaal iyo maamul goboleed. Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa dhawaan waxa uu la saxiixday heshiis aqoon-iswaydaarsi saddex-geesood ah Hay'adaha IDI iyo AFROSAI-E, kaasi oo ay taabbagelintiisa taageerayso Safaaradda Boqortooyada Norway.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip