Musharixii Laga Guuleystay Ee Kilicdaroglu Oo Keligii Talis Ku Sifeeyay Erdogan Kadib Natiijadii Doorashada

0
Monday May 29, 2023 - 09:53:43 in Wararka by
  • Visits: 145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharixii Laga Guuleystay Ee Kilicdaroglu Oo Keligii Talis Ku Sifeeyay Erdogan Kadib Natiijadii Doorashada

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Kemal Kilicdaroglu ayaa jeediyay khudbad kulul isagoo ku cambaareeyay dowladda Madaxweyne Erdogan inay tahay keligii talis.

Hadalka Kemal ayaa kusoo aadaya kadib markii Erdogan sheegay in uu isaga ku guuleystay doorashada madaxweynaha Turkiga.

Guddiga doorashada dalka Turkiga ayaa markii dambe xaqiijiyay in madaxweynaha xilka haya uu ku guuleystay markale in uu dalka hogaamiyo.

Dhinaca kalena, Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, ayaa taageerayaashiisa kula hadlay afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Ankara.

Khudbadiisa ayuu kaga hadlay sida "qofna aan looga guuleysan” iyo in "85 milyan oo qof ay guud ahaan guuleysteen ".

Edogan waxa uu intaa ku daray in hadda la joogo wakhtigii aan "midoobi lahayn oo aan meel uga soo wada jeedsan lahayn himilooyinka iyo riyooyinka qarankeena”.

Musharixii laga guuleystay ee Kilicdaroglu oo keligii talis ku sifeeyay Erdogan kadib natiijadii doorashada - Jowhar somali news leader




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip