Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u diray madaxweynaha Turkiga Erdogan oo ku guuleystay doorasho ka dhacday dalkaas

0
Sunday May 28, 2023 - 20:51:33 in Wararka by
  • Visits: 174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u diray madaxweynaha Turkiga Erdogan oo ku guuleystay doorasho ka dhacday dalkaas

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Turkiga Erdogan Doorashada ka dhacday dalkaas. Madaxweynaha Turkiga mudane Rajab Tayib Erdogan ayaa ku guulaystay doorashadii dalalkaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Turkiga Erdogan Doorashada ka dhacday dalkaas. Madaxweynaha Turkiga mudane Rajab Tayib Erdogan ayaa ku guulaystay doorashadii dalalkaasi saakay loo dareeray, isagoo haley 52.87%, halka musharaxa la tartamayay ee mucaaradka uu helay 47.13%, waxaana la tiryay 99% codadkii la dhiibtay. Guddiga doorashooyinka dalka Turkiga ayaa laga sugayaa inay ku dhawaaqaan natiijada rasmiga ah ee doorashadda. Madaxweyne Erdogan oo muddo 20 sano ah ka talinayay dalkaas ayaa sidaas ku noqday hoggaamiyaha ugu muddada dheer Turkiga casriga ah, isagoo sii hoggaamin doona Turkiga 5 sano ee soo socota.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip