Ciidamada Ammaanka oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay saanad ciidan

0
Thursday May 25, 2023 - 14:21:13 in Wararka by
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Ammaanka oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay saanad ciidan

    Howlgal qorsheysan oo ciidamada ammaanku ka fuliyeen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayay ku soo qabteen Qaraxyo, Gaadiid iyo dadkii waday. Ciidamada ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah hubka lagu soo qabtay howlgalka qorsheysan, iyadoo gacant

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal qorsheysan oo ciidamada ammaanku ka fuliyeen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayay ku soo qabteen Qaraxyo, Gaadiid iyo dadkii waday. Ciidamada ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah hubka lagu soo qabtay howlgalka qorsheysan, iyadoo gacanta lagu dhigay gaari, Gurigii hubkaan lagu diyaariyay iyo laba ruux oo lagu tuhunsan yahay in ay yihiin dhagar qabeyaal Khawaarijta ka tirsan. Hay'adaha Ammaanka ayaa ku guulaystay inay fashiliyaan dhagarta aan muuqan ee khawaarijta, iyagoo dhawaan dekadda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad ciidan oo khawaarijta loo waday.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip