
WAA WARARKA WATGETSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH SABTI 18-KA JUUN 2016-KA
iyadoo lagu meelmariyey xubnaha Guddiga Saxaafadda Soomaal iya. Ugu horeyn, Golaha ayaa warbixinta Amniga ka dhageystay Wasiirka Gaasha andhigga Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, isagoo sharaxaad dheeraad ah ka bixiyey howlgallada ka socda dalka. Wa siirka ayaa xusay in dagaalladii ugu dan beeyey ee ka dhacay dalka ay sababeen in kooxaha nabadda diidan dhexdo oda ay kala jabeen, iyadoo dhawrkii bilood ee ugu danbeeyey waayeen xubno iyo sar aakiil muhiim u ahaa kooxda.
Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxam ed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Golaha Wasiirada u soo gudbiyey xubnaha gudd iga Saxaafadda Sooma aliya, guddigan oo ka kooban 9 xubnood ayaa lagu soo xul ay aqoonta ay u leeyihiin saxaafadda iyo shuruucda hagaysa. Golaha ayaa dood dheer ka dib ansixiyey guddigan, waxana ay soo jeediyeen in qodobada qaar wax ka badel lagu sameeyo. U gu danbeyn, Wasiirka Arrimaha Gud aha iyo Fed eraalka Mudane C/rixmaan Odawaa ayaa warbixin ka siiyey Golaha Wasiirada halka uu marayo barn aamijka Hiigsiga 2016 iyo raashin ay leedahay Hay’adda WFP oo lagu qabtay Garoonka Diyaara daha Muqdisho.
MAGACYADA XUBNAHA GUDIGA SAXAAFAD DA OO AY ANSIXIYEEN GOLAHA WASIIRADA
Guddiga Saxafadda Soomaaliyeed ee dorraad ay Meelmariyeen Golaha Wasii rada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka kooban 9 Xobnood, wuxuuna noqonayaa guddi maareeya arrimaha Saxaafadda, sida uu dhigayo Xeerka Saxaafadda ee uu dhawaan saxiixay M/J/ F.Soomaaliya Md. Xasan Sh Maxamuud, Ka dib markii ay malmariyeen Goleyaasha Sharci dejin ta iyo Fulinta. Magacyada Xubanaha Gud diga ayaa kala ah:
01.C/qaadir Maxamed Faarax "Dulyar”
02.Ismaaciil Sh Khaliifa
03.C/raxmaah Yuusuf Sh "alcadaala”
04.Maxamed Barre X Fiyoore
05.C/naasir Axmed Sh Bashiir "saxan saxo” 06.Cumar Mustafa
07.C/kariim Maxamed Xasan
08.Falxad Fuleyl X Daahir
09.Maryama Cabdi AxmedXubnahan, ay aa ka kala Socda Saxaafadda Madax abanaan, Midda Dowliga ah, Ururrada Xuququl insaanka, Qareena da iyo Hawe enka.
XOGHAHAYA GUUD NUSOJ OO KULA KULM AY LONDON MAS’UULIYIIN KA TIRSAN XAFIIS KA ARRIMAHA DIBBADA BRITAIN
Xoghayaha Guud ee Ururka Saxafiyinta Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Ibraah in Nur Macalimuu oo booqasho ku jooga M/London ee dalka Ingiriiska ayaa kula kulmay xafiiska arrimaha diba dda iyo Bar waaqa Sooranka dalka Britain (Foreign and Commonwealth Office) kuwaas oo uu uga war bixiyay xaaladda warbaahinta So omaaliya iyo isa badalka ku dhacay hogg aanka Ururka Saxafiyiinta QS ee NUSOJ.
Masuuliyiinta uu la kulmay waxa ka mid ahaa Julian Reilly oo ah Agaasimaha Wa saaradda Arr imaha Dibadda ee Britain u qaabilsan Soomaaliya , Mr Daniel Smith oo Warbaahinta iyo Xiriirka Dadw eynaha Qaabilsan iyo Sidoo kale Miss Harriet Ma thews oo ah Safiirka Britain u fadhisa Soo maaliya.
"Dhibaatooyinka ay la kulmaan saxafiyii nta Soomaaliyeed iyo muhimadda ay waq tigan lagu jiro u leedahay in la helo saxaaf ad madax ban naan oo si xor ah u shaqey sa,”ayuu u faahfa ahiyay xoghayaha guud ee NUSOJ mas’uuliyiintii uu la kulmay.
Sidoo kale xoghayaha guud ee ururka saxaf iyiinta Soomaaliyeed ayaa u mahad celiyay dow lada Britain dowladda Britian doorkeeda hogaam ineed ee xilligan arima ha Soomaaliya maadaama ay tahay dalkii ugu horreeyay oo reer Galbeed ah oo saf aaradoodii dib uga fura Soomaaliya.
Md,Macalimuu ayaa maalmaha soo soc da waxa uu kula kulmi doonaa M/London saxafiyiinta Soo maaliyeed ee halkaa ku nool iyo qaar ka mid ah hay’adaha ka sha qeeya howlaha saxaafada ee xaruntoodu tahay magaalada London.
CIIDAMADA AMISOM IYO KUWA DOWLAD DA OO ALSHABAAB KULA DAGAALAMAYA BAY IYO BAKOOL
Wararka aan ka helayno Deegaanka Di insoor ayaa sheegaya in Ciidamada dow ladda Sooma aliya iyo kuwa AMISOM inay howlgallo gaar ah ka wadaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobo lada Bay iyo Bakool. Saraakiil u hadashay Ciidama da dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in howl galladaas ay yihiin kuwo ururka AlShabaab looga saarayo deegaanada iyo tuulooyinka ay kaga sug an yihiin Koonfur Galbeed.
Saraakiisha horkacaysa Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ka dalbaday shacabka ku dha qan deegaanada K/Gal beed inay la shaqeeyaan Ciidamada am maanka si looga hortago falalka ammaan ka liddi ku ah. Maamulka degmada Diins oor ayaa sheegay in ciidamada dowladda Soomaa liya iyo kuwa AMISOM ay bur bur iyeen Saldhigyo ay ururka Alshabaab ku lahaayeen deegaanada howl galka laga sameeyay.Ciidamada DS.oo garab ka hel aya ciidamada AMISOM ee howlgalka ujo oga Soomaaliya ayaa waxay gobolada dalka qaar ka wadaan howlgallo ka dhan ah ururka AlShab aab.
MID KA MID AH GUDDIGII SAXAAFADA EE DORRAAD LAGA ANSIXIYEEN G/ WASI IRADA OO IS CASILAY
Maxamed Deeq Barre Fiyoore oo ka mid ahaa Guddigii Saxaafadda ee ka koo bnaa 9ka xubn ood ee ay khamiistii ansix iyeen Golaha Wasiirada ayaa ku dhawa aqay inuu iska casilay guddigaas. Fiyoore ayaa sheegay in markii hore aan laga la tashan guddigan, isla markaa na uusan wax ka geyn, isagoo xusay in xataa Sax aafada madaxa banaaan wax laga weydi in dhismaha guddigan. "Waxaa halkaan ku cadeynayaa liiska soo baxay ee Guddiga saxaafada ee 9ka xubnood ee aan magaceyga ku arkay, in aan ka mid aheyn oo aan la igala tashan, saxaafada madaxa banaan aanu ku mat alin, maadaama aan iyaga lagala tashan, waxaa cadeynayaa in guddigaas ka mid aheyn, wa xna ka ogeyn howshiisa, kuna baraarugay saac ado ka hor inaan guddi gaas ku jiro, magaceyga iyo magaca Sax aafada madaxa banaan midna ku ma mat ali guddigan”ayuu yiri Maxamed Deeq Ba rre Fiyoore oo ah Agaasimaha Idaacada Danan ee magaalada Muqdisho.
Waxaa uu sheegay in guddigan xilliga la dhisay ay tahay xilli xaalad xasaasi ah dalka uu ku jiro, is la markaana uu dalka galayo doorasho waqti dhow ka harsan yihiin. Mr Fiyoore ayaa ku baaqay in Guddigan la hakiyo, isla markaana marka ho re la geliyo waqti lagala tashto saxaafada madax ban aan, maadaama Xukuumadda hada jirta uu waqti geeda sii dhamaanayo, is la markaana ay muhiim tahay in saxaaf ada wax badan ka ogaato.
W/Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Ma areeye ayaa ayaa dorrad GW. u gudbiyay Guddiga Saxaa fada, iyadoo GW ay meel mariyeen Guddigan. Gud digan ayaa isug u jira Saxaafadda Madaxa banaan iyo mi da dowladda, sidoo kale haweenka ayaa qeyb ka ah, waxaana dad badan ay shaki geliyaan xilliga guddigan lagu soo beeg ay, iyo deg degta uu GW u meel mariyay, maadaama markii la dhis ayay aanu jirin wax wada tashi guud ah oo lagala sa me yay Saxaafadda Madax banaan
SOOMAALIYA OO DHAQAALIHII UGU BADNAA KA HELAYSA MIDOWGA YURUB
Wadamada ku jira M/Yurub ayaa shir ku yee shay M/Brussels ee dalka Belgium ayaa waxaa Soomaaliya uga qeyb galay Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka X/F/Soo maaliya Maxamed Cumar Carte. M/Yurub ayaa isla gartay in Soomaaliya ugu dee qaan 73 Milyan oo Taageero Dheeraad ah,taas oo lagu hormarinayo Somaliya.
Kaalmadaan M/yurub bixinayso ayaa noqon eysaa mid ay ugu talo galeen Hor marinta iyo dib u dhiska Dalka Soomaali ya. Dhanka kale R/Wa saare Ku xigeenka X/Soomaaliya Maxamed Cumar Carte.oo halkaa hadal ka jeediyay ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto wadadii Dib u soo kabash ada, islamarkaana Dowladdaha Taageera looga baahan yahay inay dard argeliyaan Kaalmada la siiyo Soomaaliya.
MADAXWEYNE OBAMA IYO KUXIGEENKIISA OO BOOQDAY ORLANDO
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo kuxigeenkiisa Joe Biden ayaa booqday magaalada Orlando ee Gobolka Florida, halkaasoo todobaadkan hore nin hubeysan uu goob lagu caweeyo ku dilay illaa 50 ruux. Booqashadan ayaa ahead mid Madaxweyne Obama iyo kuxigeen ki isa ay ku muujinayeen sida ay uga xun yi hiin weerarkii dadka badan lagu dilay ee Orlando.
Obama iyo kuxigeenkiisa Joe Biden ayaa la kulmay ehelada dadkii la laayay, waxaana ay u sheegeen inay la qeybsan ayaan murugada. Mada xweyne Obama ayaa ku baaqay isku duubni, isla markaa na loo baahan yahay in si wada jir ah loog a hortago falalkan oo kale. Weerarkan ay aa noq day kii ugu xumaa ee taariikhda Mareykanka soo mara, isla markaana mar qura lagu dilo dad ku dhow 50ruux.
Minkan weerarka geystay ayaa lagu magaca abayay Omar Mateen, kaasoo ku dhashay magaa lada New York, ninkan ay aa ku hubeysnaa qori iyo bastoolad, mar kii uu weerarayay goobta lagu caweeyo ee ku taal Orlando.
DADKII KU DHINTAY GAARIGII KONTEENARKA EE KA BAXAY ZAMBIA OO LA SHEEGAY IN AANAY SOOMAALI AHEYN
Wararka ka imaanaya dalka Zambiya ay aa shee gaya in 19 ruux oo ahaa Tah riib ayaal dorraad ku neefqabatoomay ga ari konteenar ay saarnaayeen aysan ahe yn Soomaali, sida ay xaqiijiyeen Soom aal Ida ku nool dalka Zambia.Maxamed C/lla ahi oo ka mid ah Soomaalida degan Za mbia ayaa u sheegay Idaacada VOA in dadka as aanay Soo maali aheyn, isagoo xusay Inay dadkaas ahaayeen Itoobiyaan ku sii jeeday dalka Congo."Jaaliyadda So omaal iyeed ee Zambia degan ayaa Gud di u sa aray, waxaa tagn ay Isbitalka oo a an ku soo ar agnay 19 ru ux oo dhimasho ahaa, dadkaas maga cyadooda dowladda Zambiya ayaa soo gudbis ay, Soomaali ma aheyn, xataa hal qof Somali ah kuma jirin, waxay ahaayeen Itoobiyaan”ayuu yiri Ma xam ed C/llaahi.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in Boo lis ka Zam bia iyo hey’adaha dambi baaris ta ay xirxireen dad kii waday 19ka ruux ee geeriyooday, isla marka ana magacya dooda oo qoran ay ahaayeen sida uu yiri. Gaariga Konteenarka ee dadkan ay ku ne ef qabatoobeen ayaa ka baxay Zambiya.
waxaana dadka saarnaa ay doonaye en in si dhuumaaleysi oo sharci darro ah ku galaan dalka Congo. Baraha bulshada ayaa la soo dhigay sawi rada meydadka 19 ruux oo ku neefqabatoobay konteenar ka, iyadoo meyda dkaas dadku hadal ha yeen inay Soomaali ahaayeen.
XILDHIBAANNO KA TIRSAN BAARLAMAANKA OO NAYROBI UGU SOO GABO GABOOBAY SHARCIGA MAALIYADDA
Xildhibaanno ka tirsan BFS ayaa M/N eyrobi waxaa ugu soo gabagaboob ay ku lan howleed ku saabsan dib u eegida sha rcigga Maaliyadda Soom aaliya, waxaana kulanka soo xiray safiirka Dowl adda Soo maaliya u fadhiya dalka Kenya.
Kulanka oo socday muddo 12 maalin ah, ayna ka qeyb galeen 15 Mudane ayaa ayaa waxa looga hadlayay dib u eegidda sharcigga Maaliyadda Soo maaliya, waxa ana kulanka hormuud ka ahaa W/M aali yadda ee DF.Soomaaliya. Guddoomiya ha guddiga maaliyadda ee baarlamaanka Soomaa liya Xildhibaan Sa maan Maxamed Sheekh Daahir oo kullan ka ka dib la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay muhiimadda kullanka.
"Sharcigan wax wey ayuu ka tarayaa xafi daada hantida Ummadda iyo la dagaallan ka musuq maa suqa , ka faa’ideysiga hant ada Qaranka oo si sha qsi ama gaar ah si ka duwan sida loogu tala galay looga faa’ iideysto ayuu wax weyn ka taray aa sharci gan”ayuu yiri Xildhibaan Samaan.
Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhi ya dalka Kenya Danjire Jamaal Maxamed Xasan oo soo xi ray kulanka ayaa u mah ad celiyay mudanayaa sha Baarlamaanka ee kulanka soo agaasimay, isa goo ugu hambaleeyay howsha ay u hayaan shac abka Soomaaliyeed."Waxaa halkaan lagu soo gag abeeyay qabyo qoraalkii Public Fi nance Mana gement Act, runtii marka aad fiirisid sharc igaan waa mid aad iyo aad u muhiim u ah, wax aan raje ynaa hadii ale idmo marka Barlamanka la horge eyo sida ugu dhaqsiyaha badan in loo ansa xiyo”.
HAWEENAY KU GEERIYOOTAY, HALKA SHAN RUUX KALE KU DHAAWACMEEN GURI KU SOO DUMAY DEEGAANKA GENDERSHE
Wararka ka imaanaya G/Sh/hoose, ay aa shee gaya hal ruux inuu ku geeriyood ay, shan kalena ay ku dhaawacmeen, ka dib markii uu ku soo du my guri dadkaasi ay ka deganaayeen deeg aanka Gende rshe ee Gobolka Shabellaha hoose.
Ruuxa geeriyooday ayaa waxa ay ahe yd Hoo yada guriga, waxaana dhaawacm ay Shan ruux oo kale oo u badan caruur.
Roobab xoogan oo ka da’ay dorraad la Deeg aan ka Gendershe ayaa sababay in uu dumo guri gaan oo markiisi horeba ah aa dhismo qadiimi ah.
Caruurta dhaawacantay ayaa loo soo qaaday dhaawacooda M/Muqdisho isbita alada ku yaal si daryeel caafimaad loogu fidiyo. Dadka deegaanka ayaa sheegay roob habeen hore biloowday ilaa jim cihii subaxdii inuu ka da’aayay deegaanka Ge nde rshe ee G/Sh/hoose, taasina ay keen tay in guriga uu dumo.Inta badan guryah a dhismahooda Qa dii miga ay yihiin ayaa xilliga uu da’o roob ka waxaa saameyn ku yeesha roobkaasi.
MADAXWEYNAHA OO XEER KA SOO SAARAY MAGACA ABISTA GUDDIGA HEER FEDERAAL EE DOORA SHOOYINKA 2016
JFS,Md. Xasan Sh. Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga He er Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016ka. Guddigan oo ka kooban 22 xubnood ay aa 6 ka mid ah ay yihiin haween.Magacyada xub naha ka mid noqonayaa guddigan ayaa kala ah:
1C/maan M/ed Xusen Odowaa
2. Maxamed Jaamac Mursal
3. Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen
4. Sahra Maxamed Cali Samatar
5. Maxamed Cabdi Xayir
6. Saalax Axmed Jaamac
7. Maxamed Keynaan
8. Nafiisa Geedi Santuur
9. Cabdiraxmaan Xabashow
10. Baarliin Cadami
11. Cabdiweli Xersi Cabdulle
12. Saadiq Abshir Garaad
13. Aadam Ibraahim Aw Xersi
14. Cabdicasiis Sheekh Xuseen
15. Cabdiraxmaan Aadan Sate
16. Maxamed Cabdi Nuur
17. Xuseen Qaasim Yuusuf
18. Cabdullaahi Salaad Yaroow
19. Axmed Maxamed Saciid
20. Fardowsa Maxamed Ducaale
21. Aamina Cabdullaahi Dheerow
22. Raaxo Maxamed Janaqow Guddigan waxaa ha wshiisu noqon doontaa dejinta qorshe hirgelin oo faahfaahsan, jadwalka doorashada (kalandarka do or ashada) iyo inuu ku dhawaaqo taariikhda ay dha caya an doorashooyinka sannadka 2016.Dhamad
QARAMMADA MIDOOBAY OO SHEEGTAY IN AL SHABAAB AY ASKAREEYEEN KUMANAAN CARUUR AH
Hay’adda Q/Midoobay ee Qaabilsan Carruurta (UNICEF) ayaa sha aca ka qaaday in ay sii kordhe ysa Caruur ta ay askareynayaan Xarakada AlShabab. Madaxa Isku xerka Hay’adda Q/M.ee Qaabilsan Carruurta (UNICEF) Susannah Price ay aa sheegtay in Askareynta Car uurta ay sii kordhe ysa, iyadoona intsi ku dartay in tirada haatan la dii waan geliyay ay kabdan tahay kuwii hore .
Iyadoo hadalkeeda sii wadata ayaa Susannah Price waxey xustay in Xarakada Al Shabaab oo Da gaal xoogan kula jirta Dowladda Soomaaliya ay askareeyeen ku dhawaad 5,000 oo Caruur ah.
"Sanadihii u dambeeyay waxaa diiwaan gashnaa 2,000 ilaa iyo 3,000 Caruur ah kuwaasi oo la aska reeyay balse xaqiiqdii haatan Caruurta la askareey ay ayaa tiro ahaan gaaraya ila iyo 5,000 kuwaasi oo da’aadoodu lagu qiyaaso 9 Sano” sidaasi ayey tiri Susannah Price.
Madaxweynaha JFS. Xasan Sh.Maxamuud ay aa Sanadii 2015ka waxuu saxiixay Heshiiska ilaali nta Xuquuqda Caruurta Soomaaliyeed,iyadoo Soo maaliya Heeshiiskii uga mid noqotay Dalkii 195aad oo saxiixa Heshiiskaasi. Hadalkan ka soo yee ray Madaxa Isku xerka Hay’adda Q/M.ee Qaabils an Carruurta (UNICEF) ayaa ku soo aadaya xili dor raad loo dabbaal dagayay Maalinta Carurta Afrika.
TARSAN OO DHALIILAY GUDDIGA DOORA SHOOYINKA 2016KA
Dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Ma amul Goboleedyada horey waxa ay isugu raaceen sidoo kalena ay sheegeen in Doorashada waqtigee da ay dhaceyso. Sida ay wararku sheegayaan xub no ka kooban 22 xubnood ayaa waxaa loo gudb iy ay Beesha Caalamka, kuwaas oo dowladda fede raalka ay sheegtay in ay yihiin G/Doorasho oyinka.
22ka xubnood ayaa 10 xubnood waxa ay mat alayaan Maamul Goboleedyada taas oo Labo xub nood ay ka timid Maamul Goboleedyada halka xub no kale la tilmaamay in ay yihiin Aqoonyahano.
Waxaa wararka kale ay sheegayaan in 5 kamid ah Golaha Wasiirada ee xilligan xilka haya ay ku jir aan xubnahaasi. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo horey u soo noqday Gudoomiyiha gobolka Ban aadir ahna Duqa Muqdisho haatana ka mid ah siya asiyiinta Soomaaliyeed ayaa dhaliilay sida loo soo xulay Gudiga. Tarsan ayaa sidoo kale sheegay in Md. Xasan Sh. Guddiga uu soo xulay looga baa ha nyahay in wax ka badal uu ku sameeyo
ERITREA OO SHEEGTAY INAY DISHAY 200 KA MID AH CIIDANKA ETHIOPIA
Dowldda Eritrea, ayaa sheegtay in c iidamade eda ay dileen in ka badan 200 oo askar Ethiopian ah, islamarkaana ay dhaawaceen in ka abdan 300 oo kale, intii uu socday dagaaal xuduudda ka dha cay Axadii iyo Isniintii hore . Ma jirto cid si ma dax banaan u xaqiijin karta sheegadan, oo ay Dowla dda Eritrea ku baahisay war qoraal ah oo ay shal ay soo saartay. War eysi uu siiyay VOA, ayaa Was iirka Isgaa rsiinta Ethiop ia, Getachew Reda waxa ku sheegay in tiradaasi aysan ahayn mid sax ah, hase yeeshee ma uusna beenin. "Ciidamo dib u garasho ku jira oo jah war eers an ma garan kar aan waxa dhac ay.” Ayuu yiri Getachew Reda.
Waxa uu sidoo kale sheegay in Itoobi ya aysan wax dan ah ka lahayn inay baa hiso khasaarihii ka dhashay dagaalka, oo ay qiimeynteeda ku ogaa tay. 2da dhinac ba waxa ay sheegteen ina y ku gac an sar eeyaan dagaalka oo Axaddii iyo Isniintii ka dhacay magaalada xududda Er itrea ku taalla ee Tsorona,oo ah magaaladii dhalisay dagaaalkii wey naa ee 2da dal dhexmaray 1998kii ilaa 2000 VOA.
XILDHIBAAN DALXA OO XUKUUMADDA KU EEDEEYAY INAY KA MASUUL TAHAY DARBI GA AY KENYA KA DHISAYSO XUDUUDA
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa wax aa uu Xukuumadda Somaliya uu ku eedeeyay inay iyadu ka masuul tahay darbiga, ay Dowladda Ken ya ka dhisayso xadka ay la wadaagto Somaliya. Kenya oo Isniintii ciidan lixaad leh soo dhoob tay xuduuda Degmada Man dheera ee Gobolka Waqo oyi Bari Kenya la leedahay Degmada Beled Xaawo ee G/Gedo Somaliya, ayaa la soo sheega ya inay ka bilowday aas aaska darbiga.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa waxaa uu tilmaamay in Xukuumaddu ay ka gaabi say arrint an, taasoo ugu dambe en keent ay in Kenya ku dhi irato qorshaheeda ay darbiga uga dhisayso xad ka 2da dal. Waxaa uu sheegay arrintan inay tahay mid culeyskeeda leh, lagana doonayo Xukuumad da Somaliya inay ka bixiso jawaab cad oo ku habb oon, sida uu yiri.
I sagoo la hadlaayay Radio Shabelle, ay uu ku celceliyay in Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Shar maar ke looga baahan yahay in ay qaaddo tallaabo ku aadan ficilada Kenya. Odayaasha Dhaqanka iyo bulsha da ku dhaqan Degmada Beled Xaawo, ay aa waxay qaylo dhaan ka muujinayan dar biga la ga dhisaayo xuduuda, tiiyoo aanay weli ka hadlin Dowladda Dhexe Somaliya.
Dadka reer Beled Xaawo, ayaa kuu sheegaya in tan iyo Isniintii uu hakad ku jiro dhaq dhaqaaqii Beled Xaawo iyo Man dheera, markii Kenya ay si buuxdo u xanibtay dadkii 2da dhinac isugu kala go o shaayay.Xigasho:dhacdo.com
RW SOMALIA: DIB U CELINTA QAXOOTIGA DHADHAAB HALAGA DHIGO SANADDA 2019
Iyadoo dhawaan Madaxda Dowladda Kenya ay shaaciyeen in ilbaabada la isugu dhufanayo Xery aha Qaxootiga Dhadhaab oo ay ku jiraan Boqolaal Kun oo Qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa talaabada asi waxaa ka dhiidhiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuu madda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xerit aanka xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee Sanadkan ku tilmaamay marxalad adag waxuuna ku baaqay in dib loo dhigo qorshahaasi. Mr. Sharmaarke ay aa soo jeediyay in dib u celinta Qaxootiga Sooma aliyeed la dhigo Sanadda 2019 maadaama uu hoo sta ka xariiqay in Dalka Soomaaliya uu xiligan gal ayo marxalad kala guur ah. Ra’iisul Wasaaraha ay aa xusay in ay diyaar u yihiin in Qaxootiga Sooma aliyeed dib loo soo celi yo balse waxuu qeexay in loo baahan yahay in la ga wada tashto qaabka ugu haboon ee Dalka loo gu soo celin karo. Cumar Cab dirashiid ayaa car abka ku adkeeyay in ay la soc daan in Dalka Kenya uu galayo ama lagu qaban ayo doorashooyin, waxu una go’aanka lagu xirayo Xerada Dhabaab uu ku micneeyay in ay noqon karto mid siyaasadeysan.
Madaxda Dowladda Kenya ayaa isku raacay in la xiro Xerada Qaxootiga ugu weyn Aduubka ee Dhadhaab maadaama ay sheegeen in laga soo ab aab ulay Weerarkii khasaaraha badnaa ee Al Shab aab ay ku qaadeen Jaamacadda Magaalada Gaari sa ee Dalka Kenya.
BOKO XARAAM OO 18 QOF KU DISHAY NIGERIA
Ugu yaraan 18 ruux, ayaa lagu dilay weerar ay wa qooyiga bari Nigeria ka geysteen kooxda Boko Xar aam. Saraakiisha ayaa sheegay in kooxda ay xab ado ku fureen xaflad tacsi oo ka dhaceysay gob olka Adamawa.
Goob jooge ayaa sheegay in xagjiriinta ay ku galeen tuulada Kuda mootooyin kaddibna ay xab ado ku fureen carruur iyo haween duug ka qeybg alayay. Dadka oo noloshoodu la baxsanayay ayaa galay jahawareer, wuxuuna goobjooge sheegay in ugu yaraan 10 dhaawac ah loo qaaday magaalo u dhow si loo daaweeyo. Tuulada ayaa ku dhow key nta Sambisa oo Boko Xaraam ku xooggan tahay, waxayna goobtaasi ka carareen kaddib markii milit eriga Nigeria ay xoog kaga saareen magaalooyink aasi. Xagjiriinta ayaa dilay in ka badan 20 kun, iy agoo barokiciyay in ka badan labo milyan.
DOWLADDA BELGIUM OO KENYA KA TAAGEEREYSA SUGIDA AMAANKA DALKAASI
R/Wasaaraha Dalka Belgium Charles Michel ay aa kulamo kala duwan oo ku aadan amniga waxuu Madaxweynaha Dowladda Kenya, Uhuru Kenyatta kula qaatay M/Brussels ee Xarunta Dalkaasi.
R/Wasaare Charles Michel iyo Madaxweyne Ke nyatta ayaa ka wada hadlay sidii 2da Dowladood ay u wanaajin la haayeen xiriirka labada Dal islama rkaana Dowladda Kenya gacan looga siin la ahaa sugida amaanka Dalkeeda. Mr.Charles Michel ay aa balan qaaday in Dowladiisa ay dhanka amaan ka ka taageeri doonto Dowladda Kenya maada a ma Dalkaasi uu wajahayo Weeraro xoogan oo uga yimaada Xarakada Al Shabaab.
Kenya ayaa la harjadeysa ka hortaga Weerarada qorsheysan ee Xarakada Al Shabaab ay mararka qaarkood ka geystaan qeybo ka mid ah Dalkaasi. Si kastaba, Saraakiisha Dowladda Kenya ayaa dha waan ka digay Weerar xoogan oo Al Shabaab ay ka fuliyaan Magaalooyinka Malindi, Mombasa iyo Nairobi ee Xarunta Dalkaasi Kenya.
KENYA IYO Q/MIDOOBAY OO ISKU RAACAY DIB U CELINTA QAXOOTIGA SOOMAALIYEED
Madaxda Dowladda Kenya iyo Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay Banki Moon ayaa isku raacay in la xiro Xeryaha Qaxootiga Dhabaab, islamarkaana la ga raro Boqolaal kun ee halkaasi haatan ku nool.
Wasiirka Arimaha Dibadda ee Dalka Kenya, Aamina Maxamed ayaa Warbaahinta u sheegtay in Madaxweynaha Dowladda Kenya, Uhuru Kenyatta iyo Bank Moon ay isku afgarteen dib u celinta Qax ootiga ku sugan Dhadhaab. Labada Mas’uul ayaa isla gartay in si qaabeysan loo celiyo Qaxootiga maadaama Kenya ay ku adkeysatay go’aankeeda ku aadan in xaalad amaan loo xiro Xerada ugu weyn Aduunka ee Dhadhaab.
Wasiirka Arimaha Dibadda ee Dalka Kenya, Aamina Maxamed ayaa sidoo kale u shaagtay Sax aafada in Xoghayah Guud ee Q/M, Bank Moon uu garowsaday baahida keentay in dib loo celinayo Q axootiga halkaasi ku sugan.
Sikastaba, Xerada Qaxoo tga ee Dhadhaab oo qiyaas ahaan 100 Km dhanka Waqooyi bari kaga beegan M/Gaarisa ayaa waxaa ku nool Qaxooti la gu qiyaaso 300,000 oo Soomaali ah kuwaasi oo ka cararay abaaro iyo colaado isbiirsaday oo ku dhuf tay Dalka Soomaaliya.
ANIGA IYO GODKA JILICOOW (XAQA HADUU QARAAR
YAHAY SOOW QOTOMI MAAHA?!)
(Qeeybtii 1aad)
Mudo aad u badan waa dhigay qalinkii qoraalka aan caanka kuu ahaa dadka badankiis waxaa aay ii yaqaanan inaan ahey weriye ka shaqeeya telefishinka universal oo sii daaya barn aamijka siyaasda soomaliya looga dodo ee Doodwadaag ,kaas oo si toos ah u falanqeeeya hadba xaala da dalka uu ku sugan yahay,waa hubanti hufnaan iyo hagar la,aan in lagu dareemay doodwada ag, barn aamijku waxuu ku can baxey inaan dadka soo maliyeed laga qarin mar xalada dalkiisu marayo ileey horey ayaa soomalidu u tiri xaqu hadii qarar yahay soo qotami maaha.
Anigoo ka duulaya oraahdaas kaashanaya shacbiga soomal iyeed ayaan goostey in aanan ka leexan wadadaas si loo gaaro hanaan ku dhisan cadalad, amaan, horumar iyo kala dambeeyn.
Ma hubo in Soomaligu gaarey in uu u danqado dalkiisa wax wal ibana aay qaranimadu kala weyntahay laakiin dugsigii qaranim ada lagu baran lahaa soomaliya waa laga furey waxaana ku raja weynahay dugsigii hore ee qabiilku in uu soo xirmi doono maxaa yeelay qabiil iyo qaran meel ma wada galaan.
Inta aanan dulucda mowduuca aanan dhex galin marka ho re aan iskaa baro waxii doodwadaag ama telefishinka Universal ka horeeyay waxaan ka tirsaanan jirey weriyaasha radio mogd ishu ee soomaliya waxaan can ku ahaa aqrinta wararka,waxan soo saare tebiye ka ahaa barnaamij canka baxey ee Sheeko Ga aban oo dad badan oo Soomali ah ay xasuutaan.
Dhacdadii Qoraaga Cawil Dahir iyo maamulaha Universal TV (Guji/Riix)
Burburkii dalka waxaan ka soo shaqeeyay wargeyso madaxb anaan oo mogdishu ka howl galayay oo aan ka mid noqdey qore yaasha sare ee wargeysyadaas, waxaan qorey sheekooyin siy aasadeed iyo kuwa jaceeyl ah waxaa xusid mudan sheekadii cosoboow marya weyne iyo sheekadii Ambabxii mogdishu oo dadbadan oo soomali ah oo dunida dacaldeeda ku nooli aay aqrisan jireen.
Dhanka kale waxaa aan ka mid ahaa dadka hal abuurka suu gaanta oo heesaha sameeya waxaan agsime guud ka soo noq dey telefishinkii iyo radiyihii ugu horeeyay ee madax banaan ee Hornafrik, waxaa ka mid ahaa weriyaashii udubada u taagey telefishinka iyo radiyaha hornafrik waa halkii aan ka bilaabay barnaamijka caanka noqdey ee doodwadaag xili magaalada mo gdishu aay u kala xirnayd waqooyi iyo koofur oo aay ka kala tali nayeen Cali Mahdi Maxamed Iyo ilaaheey ha u naxariisto Gen. Maxamed Farax Ceydiid.
Waxaa ka mid ahaa dadkii fara ku tiriska ahaa ee u bareeray in aay jabiyaan khadka cagaran oo labada dhinac kuna guuley stey in aay kala talaaban ,waxaa kale oo aan tusaale u noqdey dadkii ka baqanayay in la dilo hadii aay ka gudbaan xeyndaabkii aay ku noolayeen ,waxaan marna xasuusteyda ka go,aynin hab ka aar gudashada, habka kala qaadashada xaalka iyo diyada.
Xalka waxuu ahaa naga raali ahada reer hebeloow qofkii aan idinka dilnay iyo diyada oo aheeyd magta qofka bal ka warama cadaldii barigaa jirtey ee odeyadu hadii xaalka iyo diyadu uu xaa lku badnaa maxaa yeelay xaalka waxaa qeybsanayay odeyada kaba qabiilada labada dhinac ee is diley laakiin magta waxaa la siinayay ehelada ama caruurtii uu marxuumkii geeriyoodey ka te gey, habka kala diya qadashada mararka waxaa aay ku dhisne eyd halbeeg xisaabeed () ku dhisan, qaar badan oo inaga naga mid ah ayaa dhacdooyinkani aay ku dhaceen waana ka xumah ay inaan dib u xasuusiyo laakiin tariiqdu wax beey qortaa ana waxaan ahey dadka faraha yar oo marqaatiga nool ka ahaa maraxaladihii is badalay ee dalka soo marey hababka aan soo sheegeyna waxaan ku faahfaahin doonaa buuga la yiraahdo Dhi banaha maqsuudka oo aan qoraalkiisa ku guda jiro soona bixi doona haduu ala idmo.
Qaran markuu burburo ma faduda in uu qumati u kaca, maal mihii madoobaa ee soomaliya waa tariiq aan la iloobi Karin laa kiin aay tahay in aay dadku wax ka bartaan,dunida hore martey iyo dowladaha calamku waa soo mareen maraxaladahan iyo ku wa ka sii xun somaliya shalay iyo manta waa kala duwan tahay.
Intii aan ka shaqeeynayay telefishinka iyo radiyaha Honafrik wa xaan iloobi Karin sheekadii aan qorey ee jilinka aheeyd Inteey waayuhi i Badeen waqtigu ha ku baro ee muadada lab sano ah aay dadka soomaliyeed ka dhageysanayen gudo iyo dibada.
Sheekadan waxaa lafdhabar u ahaa dad badan laakiin wax aan rebaa inaan xuso Sheekh Nuur Maxamed Abkey oo ka mid ahaa jilayaasha sheekadaas waxuuna ku jilayay( Magafe ) oo ahaa nin qowleyste ah oo ku jira duurka saxaraha oo dadka af duub ku qabsada xiligaas ma jirin dad saxaraha liibiya mara oo la qabsado, soomalidii ku taxneeyd sheekadii ma gafe ee horna frik ayaa ugu magac dartey nimanka dadka saxaraha liibiya mar aya ee dadka masafurka ah qabsada kadibna lacagta madax furashada ku siidaaya. Ilaaheey ha u naxriisto Sh Nuur Maxa med Abkeey oo ku magac dheeraa Ma gafe.
(Aan kuu dhaafo Fariin fadlan ha tahriibin, Tahriibku waa qater naftaada aad ku weyn karto, fadlan ha haligin naftada ha daad ku fekereysay iloow, hadaad ku sii soctey noqo).
Waxaa laga yaabaa ararta kadib inaad is weydiiso maxuu ula je edaa qoruhu Aniga iyo godka jilicoow ha degdegin waa qeeyb ka md ah qoraladeyda taxanaha ah oo aan kaga sheekeeyn doo no waxii na dhex marey aniga iyo godka jilicoow waa qiso dhab oo qeeyb ka ah nolosheyda isla markana waa jebter ka mid ah buugayga dhibanaha maqsuudka barshada iyo daahfurku intaas ha inoo joogto. LA SOCO QEEYBTA LABAAD KHAMIISTA DAMBE
XIGASHO:SOMALIWEYN.COM
WAXAA QORAY: CAWIL DAAHIR SALAAD
DUQA MAGAALADA LONDON: "SOONKU WUU I QABTAA, WAXAASE IIGA DARAN KOFEEGA”
Duqa cusub ee Magaalada London Sadiq Khan oo ah Muslim kasoo jeeda dalka Pakistan ayaa markii ugu horeysay Soonka bisha ramadaan ugu soo galay isagoo ah duqa magaalada London. Maqaal uu dhowaan ku qoray Wargeyska Guardian ayuu faahfaahin ka bixiyay noloshiisa Bisha Ramadaan isagoo ah duqa London haddana sooman iyo sida ay isku waafaqi karaan xilka uu hayo iyo islaamninadiisa, wuxuuna qoraalkiisa ku sheegay inay is diideynin inaad tahay muslim iyo Liberaali aamisan dimoqraadiyadda.
Duqa London Sadiq Khan wuxuu sheegay in Soonka saacadaha badan ee London uu qabanayo laakiin waxa ugu weyn ee uu tebo, isla markaana aad ugu baaho uu yahay Kafeega. "Cid kasta oo i taqaan waxay garan kartaa in Ramadaan aan ahay noqdo qof basaasan, dadka qaarkii waxayba i dhahaan sanadkoo dhan ayaad sidaas tahay, laakiin saacadaha dheer ee la sooman yahay waa i qabtaa soonka, wuxuuna saameyn ku yeeshaa dabeecadeyda, waxa ugu weyn ee aan tebo waa Kafeega, maxaa yeelay waxaan tagaa shirar fara badan oo lagu daalo, waxaan u baahanahay Kafee si aan shaqada u sii wado, sanadkan waxaan isku dayay inaan Kafeega mar horeba iska yareeyo si aan ra madaanka ugu diyaar garoobo, raashinku wax dhib ah iguma hayo”. DUQA MAGAALADA LONDON Waxaa logyahay in saacadaha soonka dalalka Yurub ay xilliyadan yihiin kuwo maalintu aad uga badan tahay habeenkii waxaana ay gaartaa in la soomo 19Sacadod
URURKA AL SHABAAB OO UGU DAMBEEN XAQIIJIYAY IN LA DILAY SHEEKH MAXAMED DULYADEYN
Ururka Al Shabaab ee dagaalka ka wada dalka Somaliya, ayaa waxaa uu xaqiijiyay in weerar dhi naca cir ka ah lagu dilay Sh. Max amed Maxa muud Cal (Dul yadeyn), oo ka tirsanaa Saraakii sho oda. Bayaan uu soo saaray Urur ka Al Shab aab, kuna qornaa afka Carabiga, ayaa ciwaan lo oga dhigay (Taczi iyo tahniyad ku socota umadda Islaamka, Istishhaadka Sh. Maxamed Maxamuud Cali Dulyadeyn).
Bayaanka waxaa lagu xaqiijiyay in Sh. Maxa med Dulyadeyn la dilay 24kii bishii Shacbaan ee sanadkan, islamarkaana uu helay wixii uu u dag aalamaayay muddo 20 sano ah. [Bayaanka waxaa kaloo lagu sheegay inaanu dagaalka Somaliya ku joogsan doonin, iyadoo la dilo hogaamiye ama xu bin muhiim ah oo ka tirsan Ururka Al Shabaab. Al Shabaab waxay ku cago jugleysay in ay sii wadi doonto dagaalka ay kula jirto waxa ay ugu yeertay gaalada iyo murtidiinta, illaa iyo inta ay ku sugan yihiin Somaliya.
Mareykanka, ayaa waxaa uu sheegtay in wee rar cirka ah uu ku dilay Sh.Maxamed Dulyadeyn, 31kii bishii hore ee May, kaasoo ka dhacay Deegaanka Buulo Gaduud, oo 29km u jirta Maga alada Kismaayo. Bayaan uu 9kii bishan soo saa ray Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika, fadhi giisuna uu yahay M/Stuttgart ee dalka Jarmalka, ayaa lagu sheegay in hawlgalka lagu dilay Dulya deyn uu horkacaayay cutub ka tirsan Militariga Somaliya. Xigasho:dhacdo.com
MSF OO DHAQAALAHA EU QAADAN DOONIN
Hay’adda gargaarka caalamiga ee MSF, ayaa ku dhawaaqday inaysan wax dhaqaalo ah ka aqb ali doonin Midowga Yurub iyo xubnihiisa. Go’aanka hay’adda ay gaartay oo si degdeg ah u dhaqangeli doona, ayaa jawaab u ah wax ay ugu yeertay siyaasadaha qallafsan ee Midowga Yurub oo ujeed koodu yahay in lagu joojiyo muhaajiriinta Yurub soo galaya.
Xoghayaha guud ee MSF, Jerome Oberreit, ay aa sheegay inaysan u dhaweyn siyaasadahan bani ’aadamnimo, ayna tahay in laga hortago. Dhinaca kale, uhaajiriin ka badan 200, ayaa laga soo bad baadiyay markab ku dagayay badda Mediterrane an. Haweeney uur leh, ayaa ka mid aheyd dadka la soo badbaadiyay oo wax yar kaddib umushay, ka dib markii la saaray markab Netherland laga lee yahay oo u shaqeynayay hay’adda ilaalisa xuduu daha Yurub ee Frontex. Waa badbaadintii labaad oo laga sameeyo meel ka baxsan biyaha jasiiradda Griigga ee Crete 24 saac gudahood. Muhaajiriinta, ayaa loo qaaday Talyaaniga.Xigsho BBC
CIIDAMADA DOWLADA CIRAQ OO DIB ULA WAREEGAY MAGAALADA FALLUJA
Dowlada Ciraq ayaa sheegtay in ay dib ula war eegtay magaalada Falluja kadib markii toddobaad yadii la soo dhaafay ay ka dhacayeen dagaalo u dhexeeya ciidamada Ciraq iyo maleeshiyaadka ururka Daacish. War ay shaacisay dowlada Ciraq ayaa lagu sheegay in calanka Ciraq lagu dul taa gay xarunta maamulka magaalada Falluja oo kon ton kilomitir dhinaca Galbeed ka xiga magaalada Baqdad.
Ururka IS ayaa qabsaday magaalada Falluja bi shii Janaayo 2014, waxayna tahay magaalada Falluja magaalo muhiim u ah dowlada Ciraq. Xogh ayaha gaashaandhigga dalka Maraykanka Ash Carter ayaa sheegay in weli uu jiro meelo ka mid ah magaalada Falluja oo ay sii joogaan dagaaly ahan ada IS.
Afhayeen u hadlay dowlada Ciraq ayaa sheegay in ay guusha Falluja kadib ay weerari doonaan magaalada Mosul oo ah magaalada ugu weyn ee ay ururka IS ka haystaan dalka Ciraq. Magaalada Mosul oo ku taal Waqoyiga dalka Ciraq ayaa waxaa maamulayay ururka IS tan iyo san adkii 2014. Magaalooyinka Mosul iyo Falluja ayaa ah magaalooyin ay ku xoogan yihiin Sunniyiinta dalka Ciraq.
NATIONLINKTELCOM
BISHAARO BISHAARO BISHAARO
Shirkada isgaarsiinta Casriga Caalamiga ah ee NATIONLINK TELECOM Waxay Macaamiisheeda Sharafta Leh Ugu Bishaareyneysaa in ay U sameeysay Qiimo Dhimis Ballaaran,taas oo ah ku shubo 1$ Doollar Kuna hadal 140 Daqiiqo oo Gudaha dalka ah Xilli kasta Habeen iyo Maalin intaba, Sidoo kale ku Shubo 1$ Doollar kuna Hadal 16 Daqiiqo oo Dibadda ah, waana 35 Dal oo kuwa Soomaalidu ku badan tahay oo ay Wado
Haddaba WIXII FAAHFAAHIN AH WAC NAMBARRADAAN 100 / 222 / 333.
Nationlink Isku Xiraha Dadweynaha
RAMADAAN WAA FURSAD NAFTA LAGU BADALI
KARO|A.ALBANNA
Walaalayaal Ramadaan waa fursad la helo ta ugu qaali san, ka faa,iidaysta intaad haleelka iyo caafimaadka haysata an, wa anan idiin tilmaamay faa,I dadeeda, Ilaahayna waa uu inoo fududeeyay wanaaga iyo khayraadka bisha Ram ada an,waxa uu ku u furay albaabadii jannada waxaanu kaa xidh ay albaabadii na arta markaasuu waliba katiinadeeyay shayaa diintii, maxaa wal aal hadhay ee aad sugaysaa?! Isku day ina ad jadwal samaysato,oo aad naftaada ku badasho bisha ram adaan ((Waxaa Liibaanay Qofkii Naftiisa Daahiriya(9) Waxa anay khasaaray Qofkii Naftiisa Xumaan dhex galiya)) (Ashshams)
Ilaahay sarreeya waxa uu siiyaa dadka fursad wanaagsan sa nad walba waana fursad uu ugu talogalay inay naftooda seetee yaan oo ay baraan samirka, dulq aadka, iyo cibaadada, waana fursad uu qofku naftiisa ku layliyi karo si uu u same eyo is badal, qofkuna hadii uu maalintiisa habaysan kari waayo ma habaysan karo bil iyo sanad toona haba sheegsheegto inuu wax habaysan karo, ama ha ku qorto waraaqo waawayn. Maqaalkaygan kaga hadli mayo axkaamta uu soonku leey ahay , waxaynuse ka eegi dhanka isbadalka.((Ilaahay ma badalo wax dad ku sug an yihiin Ilaa ay badalaan waxa naftoodu ku sugantahay))( AlRa,ad :11)
Waxaynu in badan raadinaa seminaaro iyo shirar la qabto oo aan kaga faa, iidays anno sidii loo maamuli lahaa wakhtiga, sidii loo kobcin lahaa nafta, qorshe bileed, ama sanadeed sidii loo sa mayn lahaa, sidii nafta loo tarbiyadayn lahaa, iyo wax yaabo kale, inagoo mararka qaarna lacag ku bixinna, laakiinse dadku ma oga in ay bisha ramadaan tahay fursad qaaliya oo mucjisa adkeeda aan la soo koobi Karin, Qalina aanu suurayn Karin, waa bil Ilaahay soo dajiyay hagaha iyo tusaha cad (Quraanka), waa bishii uu Ilaahay siiyay muuminiinta libta iyo guusha wayn, waa bishii ugu furashada badnayd taariikhda islaamka, waa bil Ilaahay albaabada jannada furayo, Kuwa naartana xidhayo, shayaadiintana la katiinadaynayo. Waa bil ay ku jirto habeen ba rako badan (Habeenka Qadriga). Habeenkaasoo u dhigmo 1000 bilood,waa bil qofka Ilaahay dartii u sooma isagoo rajaynaya abaal marintiisa laga dhaafayo danbigiisii uu galay.
Qofka wanaagsani waxa uu hadiyo jeer isku daya inuu naftiisa isbadal ku sameeyo hadiyo jeer, laakiin waxaa la isku dhaafay oo lagu kala tagay habka iyo dariiqa loo marayo isbadalka. Dad ku waxay hadiyo jeer doonaan inay isku badalaan si dhakhso ah kuwaasi waa kuwaan gaadhi Karin isbadal, kuwa isbedalka dh abta ah la yimaadaa waa kuwa u samra "Samraa sadkii hela”
Haddii aad doonayso inaad isbedel samayso su,aalahan si niyadsami ah uga jawaab
Yaad tahay? Maxaad doonaysaa? Habkeed u maraysaa wa xaad doonayso? Maxaad u nooshahay? Wadada saxda ah mah aysataa? Waa maxay dawrkaagu? Maxaad doonaysaa inaad gu dbiso? Ma leedahay qorshe haba ahaado mid saacad leh ah? Maxaad doonaysaa inaad bishan Ramadaan xaqiijiso? Ma jiraa Qorshe aad ka leedahay bisha Ramadaan?
Walaal markaad su,aalahaa si run ah uga jawaabto waxaad garan doontaa dariiqa sax ah ee la isku badalo. Isbadalkuna wa xa uu ka yimaada waa gudaheena, sidaan u fikirno ayay nolo shanu inoo ahaanaysaa.
Waxa jira hadaba dadyaw farabadan oo bisha ramadaan is yidhaah is badal la kaalay mise waaba iyagoo ay naftu jiidana yso, shaydaankuna jahawareeriyay, Noloshuna ay jeel ku xidh ay. Waxaa ka mid ah:
ABDILQANI ALBANNA abdilqani@hotmail.com
WAA WARARKA WATGETSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH SABTI 18-KA JUUN 2016-KA
KULANKA GOLAHA WASIIRADA OO LOOGA HADLAY QODOBO KALA DUWAN Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Fe deraalka Soomaaliya ayaa maanta yee shay kulankoodii jog tada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Kusimaha Ra'iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Cadd