TACSI-TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKA IYO QARAABADA UU KA BAXAY QORAA SARE MARXUUM CIISE FAARAX MAXAMED

0
Sunday May 07, 2023 - 21:40:33 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI-TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKA IYO QARAABADA UU KA BAXAY QORAA SARE MARXUUM CIISE FAARAX MAXAMED

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Direyaan Ehelka Iyo Axsaabta Uu Ka Geeriyooday Qoraa Sare Ciise Faarax Maxamed oo Maalinta Axadda 7-da MAY 2023-KA ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Maamulka iyo howladeennada Wargeyska Mogadishu Times Daily NewsPaper iyo guud ahaan Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed ee ku kala sugan dalka iyo dibadda oo kala ah :-Xabiibo Axmed Jimcaale,{Biibto} Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.Jimmy}, Yuusuf Cismaan ciil Axmed {Carrabeey},Muuse Maxamed Cismaan {M.Kimiko},Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe} Maxamed Cali Maxamuud {Madka} Prof.Yexye Sheekh Caamir, Maxamed Shiil Xasan{Shiil} C/laahi Maxamed Cumar{ Mucjis,} Xasan Cali Geeseey C/fitaax Maxamed Salaad {Diyeeshe}, Al-Fannaan Bashiir Cali Xuseen, C/hi Maxamed Salaad {Dallle} Madiino Axmed Jimcaale, Faarax Cumar Nuur,Xil. Maxamed Ibraahin Nuur {Macallimuu} Maxamed Ibraahin Isaaq {Bakistaan} Cali Maxamed Cismaan {C.Ameeriko} Aadan C/laahi Maxamed {Aadaamo} ,C/haai Xasan Axmed {She ekhaaloow},Nuurto Cali Cumar, Farxiyo Cali Qaajo, Falastiin Axmed Xaaji {PLO} Xaashi Cabduule Abiikar, Cumar Diini Geeddi, Cali Dini Geeddi, Cali Maxamed Maxamuud {C.Jaombe}, Cilmi Nuurre Wehliye, Qaasin Neero,C/laahi Maxamed Xasan {Black} Amiin Yuusuf Qasaaro, C/ raxmaan Maxamed Xasan {Dhgagaweyne},Aaamino Muuse wehliye, Cabdi Aadan Guuleed, C/raxaan Cumar Madoobe {Dalmar}Cismaaciil Cumar Madoobe {Aaqil ya re},Axmed Maxamuud dhicisoow} {Yaanyo} Cismaan Niino, Maxamuud Maxamed Aadan {Kuurdo} Aamiin Caamir Maxamuud, {Amiina Arts}, C/kariin Axmed Absuge,Caasho Ibraahin Cali {C.Cuud, Qamar salaad Cumar, Xaawo kiin Maxamed Cali, Leylo Cadceed Cismaan, Shamso Cabdi Qayax,C/raxmaan Cali Xasan, C/Risaaq Axmed Absege {Waayeel}, Qaasin Neero,Xasan Maxamuud Axmed {X.Fanax} Xamdi Maxamed Kdiye, Malyuun Sh. Xeydar ,Maryan Cali Dhibleewe, . C/raxmaan Calai Xasan, Ing.C/raxmaan maxamed Cilmi, C/qaadir Maxmuud Juun,Shariif Macallin Maxamed {Shikshigow}, Cismaan Xuseen Axmed {Waryeel, Nuur Maxamed Cali {N.Qamadi}, Macallin Xasan, Cali Muxuddiin Cali,C/qaadir Cabdulle {Banga} Cabdi jamaal Xaaji Maki,Mukhtaqar Nuur {Lovy} C/qaadir Cabdulle Nuur {Qalbi Dahab} Naasir Cali Cumar C/raxmaan Muxuddiin Cali, iyo Asaxaab badan oo kale ayaa waxaay ka tacsiyadeynayaan Geeridii ku timid Qoraa Sare Ruug Caddaa Saxaafadeed Marxuum CIISE FAARAX MAXAMED waxayna Alle ugu bar-yayaan inuu Naxriistii Janno ugu Bishaareeyo Marxuumka Samir iyo Iimaan Saadaq ahna ka siiyo Qoyska iyo Qaraabadii uu ka baxay Ma Dhinte waa ILAAH Aamiin aamiin.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip