Odayaasha dhaqanka ee ka tegay Muqdisho oo la kulmay shir guddoonka Golaha Guurtida Somaliland

0
Wednesday April 26, 2023 - 12:40:18 in Wararka by
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Odayaasha dhaqanka ee ka tegay Muqdisho oo la kulmay shir guddoonka Golaha Guurtida Somaliland

    Odayaasha dhaqanka ee waday dhexdhexaadinta dagaalka Laascaanood ee gobolka Sool kana tegay Magaalada Muqdisho ayaa manta Magaalada Hargeysa kulan kula yeeshay shir guddoonka Golaha Guurtida. Guddoomiyaha Golaha Guurtida ayaa uga war-bixiyey hanaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odayaasha dhaqanka ee waday dhexdhexaadinta dagaalka Laascaanood ee gobolka Sool kana tegay Magaalada Muqdisho ayaa manta Magaalada Hargeysa kulan kula yeeshay shir guddoonka Golaha Guurtida. Guddoomiyaha Golaha Guurtida ayaa uga war-bixiyey hanaanka ay soo martay nabadaynta Somaliland, doorkii guurtidu ku lahayd iyo sida ay maanta uga go'an tahay sidii nabad loogu soo dabaali lahaa magaaladda Laascaanood. Odayaasha dhaqanka ee ka tegay Muqdisho ayaa kal hore tagey magaalada Laascaanood, halkaas oo ay kula soo kulmeen Garaadada SSC, six al looga gaarao arrinta Magaalada Laas-caanood. Inta ay ku sugan yihiin Magaalada hargeysa ayaa waxaa la filayaa inay kulan la qaataan madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo markii hore diidanaa balse cadaadis uga yimid Mareykanka uu ku aqbalay.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip