HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 25-KA ABRIIL 2023-KA

0
Tuesday April 25, 2023 - 08:33:36 in Wararka by
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 25-KA ABRIIL 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
 Villa Somalia oo ka hadashay ‘waxa ka jira’ in muddo kordhin horleh u raadin eyso ATMIS

Dowladda federaalka Soomaaliya ee uu ho ggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud ayaa beenisay warar sheegaya in madax weynaha iyo dowladdiisu ay muddo kordhin horleh u raadinayaan howl-galka ATMIS ee Soo maaliya.

La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxw eynaha Soomaaliya, Xuseen Sheekh Cali oo arr intaan ka hadlay ayaa sheegay in uusan jirin qo rshe ay dowladda ku dooneyso in muddo kordh in loo sameeyo howl-galka ATMIS.

Xuseen oo qoraal soo dhigay bartiisa twitter-ka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in waxba is ka badalin qorshihii bixitaan ee kal hore kaasi oo ATMIS uga hayaamayaan Soomaaliya 31-ka bisha December ee sanadka 2014-ka.

"Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya wax aa ka go’an in mas’uuliyadda amniga Soomaali ya ay kala wareegto ATMIS, marka la gaaro 31-ka December 2024, sida uu dhigayo qaraarka UNSC ee tirsigiisu yahay 2628 iyo 2670,” ayuu yiri La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyn aha Soomaaliya.

"Tani waa warbixin been abuur ah,” ayuu yiri Xuseen oo tweet-kiisa kusoo qaatay warbixin uu baahiyay warsidaha The East African, kaasi oo uu ku sheegay in dowladda federaalka So omaaliya oo uu horkacayo madaxweyne Xasan Sheekh ay muddo kordhin laba sano oo dheer aad ah u raadineyso howl-galka Midowga Afrika ee ATMIS.

Sidoo kale, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa beenisay wararka sheegaya in dowladda ay rabto in wax ka bedel ku ame yso qorshaha ay cutubyada shisheeye ay dalka kaga hayaami doonaan bisha December ee san adka soo socda.

"Soomaaliya waxaa ka go’an fulinta go’aa madii UNSC ee tirsigiisu ahaa 2628 iyo 2670, marka la gaaro 31-ka December 2024. Waxaan diiradda saareynaa dhacdada ATMIS kadib,” ayuu yiri Wasiiru-dowlaha wasaaradda arrima ha dibadda Cali Maxamed Cumar oo isagna beeniyay warbixinta uu baahiyay warsidaha The East African.

Wargeyskan ayaa warbixinta la beeniyay ku sheegay in ololahan uu madaxweyne Xasan Sheekh uu si gaar ah gadaal uga riixayo isaga oo kaashanaya madaxda dalalka gobolka.

The East African ayaa sidoo kale waxa uu ku sheegay warbixintiisa in qorshaha muddo kordh inta ATMIS ee uu sheegay inuu wado xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh uu waafaqsan ya bhbay soo jeedin horey uga timid dalalka ay ka soo jeedaan ciidamada taliska ATMIS.

Sanad ka hor, Golaha Ammaanka ee Qar amada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh u ansix iyay howl-galka cusub ee Midowga Afrika ee ku meel-gaarka ah ee Soomaaliya, oo loo yaqaan ATMIS, si ay u taageeraan Soomaalida ilaa inta ay ciidamadoodu ay si buuxda ula wareegay aan mas’uuliyadda amniga dalka dhammaadka 2024-ka.Xigasho:caasimadda.net

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooya da Soomaaliya ku qaabilay Wasiir ka Arri maha Dibadda dalka Burundi

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soo maaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Berri Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Was iirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Albert Shingiro oo booqasho qaadaneysa laba maa lmood ku jooga magaal ada Muqdisho.

Wasiirka Albert Shingi ro ayaa soo gaarsiiyey Madaxweyne Xasan Sh. fariin iyo salaan uu ka siday dhigiisa Madaxweynaha Burundi Évariste Ndayishimiye.

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya ay u leedahay guud ahaan gobolka iyo Adduunka oo dhan.

Wuxuu sheegay wasiirka arrimaha Dibadda dalka Burundi in dowladda iyo shacabka reer Burundi iney bogaadinayaan guulaha deg dega ah ee dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda ay ka gaartay dagaalada ay kula jiraan kooxda Al-shabaab, isagoona sheegay in dalkiisu ay garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soo maaliyeed.

Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhankiisa kala hadlay Wasiirka arrimaha Dibada Burundi xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, waxuuna xusay in shacabka iyo do wladda Soomaaliyeed ay soo dhawaynayaan booqashadiisa oo ka tarjumeysa hor u socodka dowladnimada Soomaaliyeed iyo dib u soo ka bashada dalka.

Faah faahin: Khilaafka Maamulka Gobol ka Banaadir iyo Iskaashatada Bajaajle yda oo meel adag gaaray

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xu seen Jimcaale ayaa Axaddii sheegay in la joogo xilligii la dhaqangelin lahaa awaamiirtii ay horey xukuumaddu uga soo saartay gaadiidleyda mo oto baja ajta.

Golaha Wasiirada ayaa 30-kii bishii March soo saa ray go’aamo ka kooban 5 qodob, qodobka 2aad oo kale waxa uu u qornaa "Laga bilaabo 1-da illaa 30-ka April ee 2023 waa in dhammaan la tira-koobo gaadiidka moo to bajaajta, sidoo kale waa in la midabeeyo, loo na sameeyo sumad gaar ah oo ka kooban A iyo B,shaqadaasna waxaa fulinaya Maamulka Gob olka Banaadir.”

Tani ayaa looga gol leeyahay in qaarba ay maalin shaqeeyaan, si culeyska iyo saxmadda looga yareeyo waddooyinka Magaalada Muqd isho, bacdamaa bajaajleyda loo tirinayo in ay yihiin qaybta ugu weyn ee Berri ciriiriga ku hay sa waddooyinka caasimadda.

Go’aanadan ayaa waxaa ka horyimid Gud diga Iskaashatada Mooto Bajaajta, oo sheegay inaanan laga la tashan habka fulinta ee awaa miirtaasi. Laamaha amniga ayaana xabsiga dhi gay xubno ka tirsan masuuliyiinta guddigaasi, oo ay ugu horreyan Gudoomiyihii Guddiga, Gud oomiye Kuxigeenkii 1aad iyo Xoghayihii Guud ee Guddiga Iskaashatada.

Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Guddiga Iskaashatada Bajaajleyda, Cilmi Makaraan Gu uleed ayaa sheegay in ciidamadu ay xireen 30 ka mida xubnaha guddigooda.

"Waxaa loo xiray awood sheegasho, wax ka le oo hadda annaga aan kuu sheegi karno ma leh. Annaga dastuurka ayaa noo ogol inaan mu daaharaadno, maadaama Maamulka Gobolka Banaadir uu diiday inuu nala fariisto, oo caba shadeena uu dhageysto, oo waxa aanu rabno uu naga dhageysto, asaguna waxa uu rabo uu noo sheego, ka bacdi xal baa la heli lahaa, la akiin ninkii hadlaba waa la xirayaa, waxna ma sheegan kartid. Dowladda iyo gaadiidleyda dad kii u dhaxeeyay ayaan nahay, oo gaadiidleyda cabashadooda dowladda u gayn lahaa, dowladdana waxay ka rabto gaadiidleyda dadkii ay u soo mari laheyd ayaanu nahay.” Ayuu yiri Cilmi Makaraan Guuleed.

Waxa kaloo uu yiri "Annagu dowladda mu caarad kuma nihin, waa dowladdayadii, gobolka mucaaradka kuma nihin, laakiin asaga ayaa na quursanaya, asaga ayaa nagu ah mucaarad. Je ebkeena waxa ku jirana waa rabaa, cabashade enana waa ka soo horjeedaa.”

Cabashada ugu weyn ee ay haatan ka caba nayaan bajaajleyda ayaa ah inaanan hoos loo dhigeyn canshuurta lagu jaangooyay shan iyo tobanka maalmood ay darawaladu shaqeyna yaan, maadaama inta badan waddooyinka ma gaalada loo xiro wufuudda imaaneysa iyo mar ka ay dibadda u ambabaxayaan Madaxda Dowl adda Federaalka, waana xilli waddooyin badan oo kuwa magaalada ah horey loogu xiray ar rimo amni, iyadoona uu Maamulka Gobolka Banaadir ka gows adeygay cabashadoodaan.

Cilmi Makaraan ayaa sheegay inaanay ay agu diidanayn in laba midab loo qaybiyo bajaaj ta, qolabana ay maalin shaqeyso, balse ay doo nayaan in guddigu iyo maamulkuba ay ku wada hawlgalaan wax la isla ogyahay.

"Marka wax la isla ogyahay in lagu hawlgalaa annagu rabnay, laakiin way dhici weysay, waxa ana yimid awood sheegasho iyo in ciidan la isku adeegsado.” Ayuu yiri Cilmi Makaraan.

Makaraan ayaa intaa ku daray "Waa iska taq aanaa Gobolka Banaadir, waa Caasimaddii So maliya, Berri waxaa soo degaya wafdi, jidka waa xiran yahay, Madaxweynaha Dowladda Fe deraalka ayaa dhoofaya, jidka waa xiran yahay, Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa dhoofaya, jidka waa xiran yahay. Shan iyo tobanka maalm ood oo qofku shaqeynayay toban maalmood jid kaa xiran, canshuurtiina waa shan iyo tobanke edii, ma ahan wax suurtagal ah. Qofkaanu waa qof iska danleeya, waxaana laga yaabaa inuu banki ka soo daynsaday mooto bajaajta, lacag go’an ayayna maamulku kaa rabaan, hadda anan shaqeyna lacagtii heli maysid.”

Bajaajta waa gaadiidka ugu badan ee ay ade egsadaan dadka saddexda milyan ka badan ee ku nool Magaalada Muqdisho.

Laammaha Amniga & Maamulada Degmooy in ka Gobolka Banaadir oo kulan ka yeeshay Amniga Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jim caale (Madaale), Wasiir Dowlaha Wasa arada Amni ga Gudaha Max amed Cali Xagaay, Taliaha Ciidanka Boliiska Sooma aliyeed Gen eral Sulub Ax mad Firiin iyo Taliyaha Cii danka Nab ad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa kulan dardaaran iyo bogaadin ah oo ku sa absan xoojinta Amniga Caasim adda la qaatay Maamulada Degmoo yinka Gob olka Banaadir Iyo saraak iisha Laa maha Amn iga.

Kulankan oo ka dhacay xarunta Aqalka Dowl adda Hoose ee Xamar ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maam ulka Gobolka Banaadir iyo Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka.

Madaxda iyo Saraakiisha kulankan ka had ashay ayaa si wadajir u amaaneen hey’addaha Amniga iyo Maamulada Degmooyinka sidii wan aagsaneyd oo ay Amniga Caasimadda u maar eeyeen bishii barakeysneyd ee Ramadaan.

Ciidamada Nabadsugida oo Xalay howl gallo xoogan ka sameeyay Baydhabo

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sird oonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa howl gal qorsheysan ka waday maalmahan inta bad an gudaha Xaafadaha Magaalada Baydhabo iyo duleedka.

Howlgalkan oo ahaa mid lagu sugaayey Amiga gu ud Ee Magaalada ayaa Ciidamada Berri ka fuliy een Wadooyinka soo gala Magaalada Gaar Ah aan Onodka makuudi iyo suuqa xoola ha,Xaafadaha Bardaale,Horseed,iyo isha.

Waxaana inta Howlglka Socday Ciidanka ay baarayeen gawaarida isticmaala Wadooyinka, geerishyada, iyo Dadkaba.

Saraakiisha hogaaminaysay howgalka ayaa sheegay inay sii wadi doonaan Howlagalada no ocan ah inta deegaanada koonfur galbeed lag aga xuraynayo Al-Shabaab, iyaga oo sidoo kale sheegay in horay ugu guulaysteen burburinta shabkadooyin Al-Shabaab ah oo ka dhisanaa Magaalada Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka qeyb galay Salaadda janaasada AUN Marxu um Cabdicasiis Maxamed Maxamuud

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xu kuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Ca bduqaadir Maxamed Nuur, taliye ku-xigeenka ciidanka Xoogga Jeneraal Cabaas Amiin Cali iyoSaraakiil ka tirsan Xoogga Dalka ayaa Sal aadda janaasada kula tukaday xarunta wasaara dda Gaashaandhigga AU/N Laba xidigle Cabdi Casiis Maxamed Maxamuud. Laba xidigle Cabdi Casiis Maxa med Maxamu ud oo ahaa ku-xigeenkii madaxa hogganka how lgalinta

ciidnaka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Dorraad Muqdisho ugu geeriyooday dha awac soo gaaray.

Allah ha unaxariistee Laba xidigle Cabdi Cas iis Maxamed Maxamuud ayaa tababaro kala duwan oo heerkiisu sareeyo ku soo qaatay dal ka dibadiisa, waxuuna kamid ahaa sarakiisha fir-fircoon ee qeybta weyn ku lahaa howlgallada ka dhanka ah khawaarijta ee ka socdo guud ahaan dalka.

Maamulka gobolka Banaadir oo fuliyay waji gii labaad howlgal ka dhan ah maando oriyaha

Maamulka gobolka Banaadir ayaa habe enkii labaad magaalada Muqdisho ka samee yay howlgallo lagula dagaalamayo kooxaha maandooriyaha.

Howlgalkan uu hoggaaminayay guddoomiy aha gobolka Banaadir, Maddaale ayaa lagu ta gay goobo caan ah oo lagu isticmaalo maando oriyaha, halkaas oo ay ciidamadu ku qabteen dhallinyaro badan oo rag iyo dumar isugu jira oo maandooriyaha ku isticmaalayay goobaha as.Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyas aada gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diir iye Yabooh ayaa sheegay in meelaha ay howl galka ka sameeyeen lagusoo qabtay ku dhawa ad 50 kamid ah dareeska ciidanka militariga So omaaliya iyo dhowr kamid ah qoryaha AK-47, kuwaas oo lagu wareejiyay taliyaha ciidanka booliiska Banaadir.

Guddoomiye ku xigeenku wuxuu difaacay ha nnaanka ay u wadaan howlgallada, kaddib mar kii baraha bulshada lasoo galiyay muuqaal mu ujinayay guddoomiye Maddaale oo ul ku gara acaya dhallinyaro lagu qabtay maandooriye.

Wuxuu sheegay guddoomiye ku xigeenka in maamulka gobolka Banaadir ay ka go'an tahay in magaalada Muqdisho laga nadiifiyo maandoo riyaha iyo goobaha lagu isticmaalo, si dhallinya rada mustaqbalkooda loo badbaadiyo.

Maamulka G/Banaadir oo shaaciyey ‘qolo uu sida Shabaab-ka’ ula dagaala mayo

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saar ay go’aano rasmi ah oo lagu xirayo hoteellada iyo maqaayadaha lagu isticmaalo maan-dooriy aha ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

Go’aanka ka soo baxay maamulka gobolka ayaa dhigaya in si isku mid ah loola dagaalami doono kooxda Al-shabaab iyo cidii hadda kadib lagu arko goob lagu sameynayo ansha xumadii u habenadan ladagaalamayey duqa Muqdish o.

Waxaa la xiray dhamaan goobaha lagu isticma alo maan-dooriyaha, cidii ka dhega adeygta am arka maamulka waxaa loogu goodiyey sharciga lala tiigsa doono. Sidoo kale maamulka gobolka Banaadir wux uu go’aankaan ku cade eyey xarumaha ganacsi ee lagu isticmaalo maa n-dooriyaha, una hogga ansami waaya go’a ankaan lagala noqa doono shatiga ganacsi.

"Waa lagama maarmaan in la xiro goobaha lagu isticmaalo maan-dooriyaha ee ku yaalla magaal adaan Muqdisho,” ayaa lagu yiri go’aan ada ka soo baxay maamulka gobolka.Sidoo ka le maamulka ayaa cadeeyey in fasahaad culus uu ku socdo dhalinyarada Soomaaliyeed, isla markaana bulsho badan ay ka soo cabatay waxyaabaha lagu sameeyo ama lagu isticmaalo hoteellada iyo maqaayadaha qaar.

Wasiir Huruuse oo fasiray arrintii hadal hay nta dhalisay ee ka dhex dhacday diyaarada

"Laga bilaabo Berri, waxaa la xiray goobaha lagu isticmaalo maan-dooriyaha iyo wax kasta oo anshaxa iyo akhlaaqda lidi ku ah, cidii hadda kadib lagu arko goobahaas waxaa laga qaadi doonaa tallaabo waafaqsan sharciga,” ayuu yiri afhayeenka maamulka gobolka Saalax Xasan oo bayaanka akhriyey.

Sida lagu cadeeyey go’aanadaan waxaa sii soca doona howlgallada ka dhanka ah arrim ahaan laga digayo ee maamulka gobolka Bana adir uu soo waday labadii habeen ee lasoo dhaafay.

"Howlgalladu waa soca doonaan, waxaana sida Khawaarijta loola diriri doonaa goobaha la gu gado ama laga soo dejiyo maan-dooriha,” ay uu yiri Afhayeenka maamulka gobolka maamul ka gobolka Banaadir Saalax Xasan oo go’a anadaan cusub u akhriyey warbaahinta.

Antonio Guterres ” Qaramada Midoobay Waa Ay Sii Wadi Doontaa Howlaheeda Sha qo Ee Suudaan.”

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in QM ay sii wadi doonto howlaheeda shaqo ee Suudaan.

Guiterres ayaa u sheegay kulan ay yeesheen 15ka xubnood ee golaha ammaanka isagoo she egay in Qaramada Midoobay aysan ka baxay nin Suudaan. Ballanqaadkeenuna waa inaan dadka Suu daan ku taageerno rabitaankooda ku aaddan mustaqbal nabad ah oo ammaan ah.

"Waan sii wadi doonnaa dadaallada aan la leenahay saaxiibadayada si aan u xaqiijinno jo ojinta joogtada ah ee dagaalka sida ugu dhaqs aha badan. La shaqeynta hay’ada ha samafalka ee goobta jooga, waxaan dib u ha beyn ku sameyne ynaa joogitaa nkayaga Suu daan si aan u sii wadno ta ageeradadadka Suud aan.

Qaramada Midoobay ayaa boqolaal shaqa ale iyo dad ku tiirsan ka rartay Khartoum iyo goobo kale oo ka tirsan Suudaan.Guterres ayaa ku celceliyay baaqiisa ku aadan in ay joojiyaan colaada isla markaana ay u ogolaadaan dadka rayidka ah in ay ka baxaan goobaha ay dagaa lada ka socdaan,isagoo intaa ku daray in QM ay sii wadi doonto shaqadeeda ay la leedahay shaqaalaheeda gudaha iyo dibada Sudan.

Dhinaca kale Isbitaalada Suudaan ayaa la daalaa dhacaya iyadoo rabshaduhu ay sii kordhayaan. Dhaawacyo badan ayaa ku go’doo nsan dagaalka, sida laga soo xigtay Ururka Dhakhaatiirta Suudaan oo kormeera khasaa raha, iyagoo soo jeedinaya in dhimashadu ay ka badan tahay inta la og yahay. Ugu yaraan 420 qof oo ay ku jiraan 264 rayid ah ayaa ku dhintay in ka badan 3,700 oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal u dhexe eya ciidamada qalabka sida ee Suudaan iyo ko oxda loo yaqaano Rapid Support Forces (RSF).

Wararkii ugu dambeeyay ee mooshinka R/W Xamza

Waxaa marba marka ka dambeysa sii xooge ysan aya guuxa siyaasadeed ee ka dhashay mooshinka laga wado xukuumadda DanQaran ee uu hoggaamiyo ra’iisul wa sa are Xamza, kaas oo si weyn loo ga hadal hayo bara ha bulshada.

Mooshikan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in ay diyaarinayaan qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka F ederalka Soomaaliya, kuwaas oo raba in lagu ri do xukuumadda aan sanad jirsan ee uu hogga amiyo ra’iisul wasaare Xamza.

Sida aysheegtay in ay sheegtay in ay ogaa tay Caasimada Online abaabulka mooshi nkan ayaa haatan si xawli ah u socda, ayada oo Xil dhibaanada hormuudka u ah qorshahaan ay isku dayayaan inay taageero u helaan mooshin kooda.

Sidoo kale xildhibaanadaan ayaa xiriir la sa meeyay qaar kamid ah saaxiibadooda Baarl amaanka, kuwaasi oo ay ka dalbadeen inay ka qeyb qaatan mooshinka lagu ridayo xukuumad da Xamza, sida ay sheegtay inay ogaatay Caasimada Onl ine.

Dhanka kale xukuumadda Soomaaliya ayaa dhankeeda ka hadashay arrintan, waxaana si gaar ah jawaab uga bixiyay agaasimaha warfaa finta ee xafiiska ra’iisul wasaaraha.

Farxaan Maxamed Jimcaale oo war kooban soo saaray ayaa u jawaabay xildhibaanada wada mooshinka, isaga oo sheegay in dalka uu ku jiro marxalad dagaal, sidaas darteedna aan loo baahneyn in la abuuro xiisad siyaasadeed.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in xukuuma dda federaalka ay haatan ku howlan tahay dha mmeystirka dastuurka iyo denyn cafinta.

"Miyaanay ogeyn in Dowladda iyo Dadkuba dagaal ay ku jiraan — weliba #DanQaran ay u sii dheer tahay Deyn cafinta iyo Dastuurka in la soo afjaro 2023!” ayuu yiri Farxaan Jimcaale.

Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka Khadiijo Maxamed Diiriye oo dhankeeda qoraal soo saartay ayaa difaacday xukuumadda, maa daama ay ka tirsan tahay, waxayna sheegtay in dalka ay hormar weyn gaarsiiyeeen ra’iisul was aaraha iyo madaxweynaha.

"XJFS EE RW Hamza Abdi Barre & GUUD AHAAN DJFS EE MW Hassan Sheikh Moham ud OO JIDKA MAKKAH-ALMUKARAMA DHA AFTEY MOOSHIN HOWGA BAQINA” ayay qoraa lkeeda ku tiri wasiir Khadiijo Diiriye.

Si kastaba, Xukuumadda ra’iisul wasaare Xam za ayaa muddooyinkii dambe wajaheysay dhal iilo xooggan oo la xiriira hab maamulkeeda iyo shaqada loo igmaday, ayada oo dhawaana uu weerar ku qaaday Xi.C/maan Cabdishakuur Warsame.Xigasho:- Caasimadda.net

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay furitaanka Bandhigga Buugaagta ee Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuryadda Djibouti, Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Berri magaalada Djibouti si rasmi ah uga furay Bandhigga Buu gaagta Djibouti ee sannadkan 2023-ka, iyadoo Jamhuuriyad da Federaalka ee So omaaliyanalagu marti qaadey ka qeybgalka munaasabbadaasi. Ban dhigga Buugaagta ee Djbouti ayaa sidoo kale la gu soo beegay Maalinta Buugaagta iyo Xuquuq da Daabacaadda ama Wax Qorista Adduunka – oo ah maalin ay Hay’adda Qara mada Midoob ay u qaabilsan waxbarashada, Sa yniska iyo Dhaqanka (UNESCO) u astaysay la ga soo bila abo 1995-kii, si loogu dabaaldego ka faa’iideys iga akhriska iyo buugaagta.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaam ac oo madaxweynaha kala qeybgaley furita an ka bandhigga ayaa ugu horeyn hambalyo kal iyo laab ah u diray dalka aynu walaalaha iyo der iskaba nahay ee Jamhuuriyadda Djibouti, sida ay u garteen muhimadda qiimaha waxbarasha da, xuquuqda daabacaada, buugaagta, cilmi ba arista iyo aqoonta ay u leeyihiin horumarinta bul shada ,iyadoo aanay ku koobneyn Jabuuti oo keliya ee balse ay tahay aalad ay adeegsan kar aan dhammaan dadywoga ku dhaqan Geeska Afrika iyo guud ahaan qaaradda Afrika.

Hal ku dhigga sannadkan ee Bandhiga Buug aagta ee Djibouti ayaa ah "Buuggu Waa Tilma an Midnimo iyo Tebiyaha Cilmiga, Nabadda iyo Wada Noolaanshaha Geeska Afrika.”, waxaana ii Wasiirka Warfaafinta Mudane Daud Aweis sheegay in hal ku dhiggan uu tilmaamayo baaq ku aaddan iskaashiga iyo wadashaqeynta dhab ta ah ee ka dhexeeya waddamada Geeska Afri ka oo ku salaysan aqoon wadaagga. " Maada ama aanu isku wada waafaqsanahay in aqoo ntu tahay awood, laakiin waxaa iyana muhiim ah in la wadaago aqoontaas oo ah furaha fur aha ka faa’iideysiga awooddaas baaxadda leh. Waxaa marka uu waajib naga wada saran yah ay inaan abuurno jawi u oggolaanaya akhriska, qoraalka, xuquuqda daabacaadda, waxbarasha da, cilmi-baarista iyo aqoonta oo la wadaago si loo horumariyo danaha muwaadiniinta iyo guud ahaan gobolka” ayuu yiri Wasiirka.

Wasiirka ayaa madaxweynaha J/Djibouti gaarsiiyay salaan uu uga siday madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha Djibouti Md.Ismaaciil Cum ar Geelle ayaa uga mahadceliyay Soomaaliya ka soo qeybgalka bandhiggan, waxaana uu dha nkiisa salaan gaar ah & bogaadin u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya iyo shacabka int aba Bandhiggan ka dhacaya Djibouti ayaa kulm inaya aqoonyanno gobolka Geeska Afrika ka socda iyo dunida inteeda kale.

Dowladda Soomaaliya oo Walaac xoogan ka muujisay xaalada ka taagan dalka Suudaan

Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud u qaabilsan Xaquuq da Muhaajiriinta iyo Caruurta Maryan Xaaji Yu usuf ayaa walaac xoogan ka muujisay xaalada deg deg ah ee ka taagan wadanka Suudaan.

Warsaxafadeed kasoo baxay Xafiiska Erg ayga gaarka ah ee Xaquuqda Muhaajiriinta iyo Caruurta ayaa lagu sheegay in xaalada deg dega ah ee ka taagan Suudaan iney ku barakac een qoysas badan oo u nugul dhibaatada iyo arday oo ay ka mid yihiin muwaadiniin Soom aaliyeed.

"Xafiiska waxa uu ku howlan yahay sidii si deg deg muwaadiniinta Soomaaliyeed dib loogu soo celin lahaa waddankooda hooyo, Iyadoo howshaan baaxadda leh lagala kaashanayo dhammaan hay’adaha ay khusayso. Ergeygu waxuu sidoo kale qirayaa doorka muhiimka ah ee ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ay ka ciyaartay isku-dubaridka iyo xiriir dhow oo ay la leedahay Safaaraddeena Soomaaliyeed iyo hogaanka wanaagsan ee Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Abshir Cumar" ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Xaquuqda Muhaajiriinta iyo Caruurta Maryan Xaaji Yuusuf.

Ergeyga gaarka ah ee madaxweyne Xasan Sheekh u qaabilsan Xuquuqda Muhaajiriinta iyo Carruurta Maryan Xaaji Yusuf ayaa ku boorisay beesha caalamka iney taageero dheeraad ah siiyaan dadka ay saameeyeen dhibaatooyinka ka taagan dalka Suudaan, gaar ahaan Carru urta iyo qoysaska lagu qasbay iney ka barakaca an guryahooda.

Saacadahii lasoo dhaafay waxaa dalka Suudaan laga daad gureeyay Ajaanib bad an, kadib markii xaaladda halkaas ka jirta ee dhanka amniga ay sii korortay, waxa ana la xaqiijiyay in dagaa lada u dhaxeeya labada Ciidan ay kala wataan Jenaraal Cabdifitaax iyo Jenaraal Daqalo iney sababeen dhimashada ugu yaraan 420 ruux ayna ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan si da ay sheegeen urur ay ku mideysan yihiin Dh khaatiirta wadanka Suudaan.

SSC oo qaaday tallaabo kadib go’aankii ay ku dhawaaqday

Isimida SSC oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Duqa degmada Laascaanood ayaa kormeer ku tegay Taliska Boolis ka Qeybta Guud ee gob olka Sool. Isimida SSC iyo xubnaha kale ee la socda ayaa waxay halka asi kulan xasaasi ah kula qa ateen saraakiisha iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska ee SSC-Khaatumo."Golaha Isimada Dhaqanka ayaa saraakiisha Ciidanka Booliska ka dhegaystay warbixinno ku saabsan xaaladda amni ee magaalada iyo sha qooyinka muhiimka ah ee ciidanka Boolisku ay u hayaan shacabkooda.”

Isimida SSC ayaa faray dhammaan ciidanka Booliska inay sii labo jibaaraan dadaalkooda ku aadan xaqiijinta amniga guud ee magaalada,is lamarkaana gacan bir ah ku qabtaan dhama an falalka liddiga ku ah amniga iyo xasilloon ida.

Masuuliyiinta ay horkacayeen Isimida ayaa sidoo kale waxay kormeer indha-indheyn ah ku soo mareen xabsiga dhexe ee degmada Laas caanood, iyaga oo u kuur galay duruufaha uu ku shaqeeyo xabsigaasi.

"Waxay hoosta ka xarriiqeen muhiimadda ay leedahay hawl-gelinta dhamaan xarumaha ad eegyada dadweynaha ee degmada Laascaan ood.” SSC-Khaatumo oo bishii la soo dhaa fay lagu aas-aasay magaalada Laascaanood ay aa tan iyo markaasi waday howl-gallo ay ku xaqiiinayaa amniga xarunta gobolka Sool.

Tallaabadan ayaa imaneysa xilli ay Isimida SSC ku dhawaqeen in go’aankoodu yahay inay deegaankooda u tashadaan oo Soomaaliya ay ku soo biiraan oo cid Soomaali ka baxsan aysan taladoodu u daba fariisa doonin hadda kadib, islamarkaana ay iska difaacayaan duulaa

nka Somaliland.

Hormuud Salaam Foundation Oo Shan Kun Dollar Ugu Deeqdey Hooyo Dhashay 4 Carruur Ah.

Hormuud Salaam Foundation ayaa Berri ugu deeqdey Hooyo Maryan Maxamed Xasan lacag dhan shan kun dollar , taas oo dhawaan ku dhashay 4 Gabdhood oo Mataano, Isbitaalka Banaadir ee Magalaada Muqdisho.

Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa, ma suuliyiinta kala ah, Mrs Zahra Mohamed Ahm ed, Agaasimaha SWDC, Mrs Fartun Sharif Moh amed,Agaasimaha Isbitaalka Banaadir, iyo Gudoomiyaha Hormuud Salaam Foundation Mr Abdullahi Nur Osman, iyo Miss Jamila Isse Mohamed, Mad axa muulka iyo maaliyada ee Hormuud Salaam Foundation.

Hooyo Maryan oo ah qof danyar ah oo ku no oleyd Baadiyaha Degamda Cadale ee Gobolka Sh/ Dhexe, ayaa haatan waxaa la dejiyey si ku meel gaar ah Xarunta SWDC , ee degmada Dharkeynleey .

Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay Mrs Ma ryan Taqal , oo ka mid ah masuuliyiinta SWDC, Maryan Taqal ayaa soo dhaweeysey masuuliyi intii iyo madaxdii goobta joogtey, waxaana aay sheegety ineey Hooyo Maryan iyo caruurteeda ku xanaaneeyaan xarunta, ayna xaaladooda fii can, marki laga reebo laba ka mid ah caruurta oo dib loogu celiyey Isbitaalka Banaadir, ka dib markii aay xoogaa xanuunsadeen, haatana xaa ladooda aay wanaagsan tahay.

Gudoomiye ku xigeenka Hormuud Salaam Foundation, Mrs Raaxo Xuseen Xirsi , oo gud oonsiisey lacagta Hooyo Maryan ayaa sheegtey in Hormuud Salaam Foundation aay la socon doonto xaalada Hooyo Maryan iyo caruurteeda, Kaalmadaana aanay noqon doonin midii ugu da nbeeysey, oo aay ka warqabi doonaan, ayna di yaar ula yihiin ineey ka gacan siiyaan duruufaha ku xeeran.

Hooyo Maryan oo goobta ka hadashay, ayaa uga mahad celisey Hormuud Salaam Foundat ion, kaalmada dhaqaale ee aay u keeneen, wa xaana aay sheegety ineey ku faraxsan tahay bo oqashada iyo caawintaba.

Koror ku yimid Soomaalida u tahriibeysa Mareykanka

Bariga Afrika, gaar ahaana magaalada Nair obi ee dalka Kenya waxaa bilihii lasoo dhafay aad ugu sii kordhayay tirada dadka Soomaa liy eed, gaar ahaana dhalliny arada ka tahriiba ysa ee u tahriibaya dalka Mar aykanka.

Dadkan ayaa sii mar aya dalalka Laatiin Am erica kahor inta aanay gaarin xuduudda Mex ico oo aysan u tallaabin Mareykanka.Arrintan ayaa waxaa walaac ka muujinaya waali diinta iyo odayaasha ku nool magaalada Nairobi oo ka walaacsan.Bilihii la soo dhaafay waxaa dal ka Mareyka nka tahriib ku galay fanaaniin, dad caan ka ah Bar aha Bulshada iyo dad kale, ku waas oo hadda walwal ka qaba sidii ay sharci ku heli lahaayeen.

Tirada musharaxiinta u taagan xilka Duqa Toronto oo sii kordhaysa

Waxaa sii kordhaya murashixiinta isku soo taagaya qabashada duqa magaalada Toronto ee dalka Canada, xilli dadka reer Toronto oo ku wa Soomaalida ay ku jiraan ay dalbanayaan in wax laga qabto arrimo ay ka mid yihiin nab ad gelyada iyo guriy eynta.Doorash adan ay aa imaaneysa xilli uu is-casilay duqii hore ee mag aalada Toronto.

Soomaalida ayaa aad u daneyneysa doora shadaan maadaama bilihii la soo dhaafay ay ka cabanayeen Amni darro, isla markaana la dilay qaar kamid ah Soomaalida.

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil ay dhallinyaro Soomaaliyeed ku galeen Koofur Afrika

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga hela yaa Dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dhaln yaro Soomaaliyeed, kadib markii gaari ay wat een uu shil ku galay dalka Koofur Afrika.

Shilkaasi oo ka dhacay wadada isku xirta deega nada Sti lfontein iyo kler ksdorp ee gob olka North West ee dalka Koof ur Afrika ayaa waxaa wa rarku ay sheegayaan in Muwaadin Soomaaliyeed uu ku dhintay, halka tiro kalena ay kud haaw acmeen.

Alle ha u Naxariistee Muwaadinkaasi Soom aal iyeed ayaa lagu magacaabi jiray Farah Arab abdi, waxaana dhalinyarada kale ee ku dhaawa cmay Shilkaasi magacyadooda lagu kala shee gay Awil abdi ashikir, Abdullahi Muse Yusuf, Mohamad mohidin iyo Abdullqadir Shuke.

Ka hor shilka dhalinyarada ayaa farxadooda ciida ku qaatay magalada Johannesburg waxa ana ay shilka gaariga ay galeen markii ay u saf rayeen magalada Rustenburg ee gobolka North West.

Dhaawacyadii soo gaaray dhalinyarada ayaa waxaa lagula tacaalaa Isbitaalka Klerksdrop.

Ciidanka Danab oo qaaday tallaabo aad u caawisay qoysas ku nool Galcad

Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan kumaa ndooska Danab ayaa shacabka ku nool degm adda Galcad ee gobolka Galgaduud u qeybiyey raashin, sidoo kale degaano kale oo hoos taga Galcad ayuu ciidanka Danab deeqdaan gaars iiyey. Deeqdaan oo bulshada deegaankaas ay aad ugu baahnaayeen waxay isugu jirtay raashinka noocyadiisa kala duwan, waxayna ciidanku ugu tala galeen qoysaska aad u liita ee Galcad iyo aageeda ku nool.

Degaanada deeqdaan ay gaarsiiyeen ciidanka xoogga dalka, waxaa kamid ah Ceel-Xaaji, halkaas oo markii raashinka laga qeybinayey ay ku sugnaayeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo metela dadka ku nool deegaanadaas.

Qoysaska qaar waxaa la sheegay in Al-Shab aab ay xoolahoodii ka dhaceen ama dileen xub nihii qoysaskaas u firfircoonaa ee u dhaq-dhaqaaqayey, maadaama ay sanado badan Galcad heysteen.

In Al-Shabaab 15 sano ka badan ay Galcad xukumayeen waxaa u dheer, inay mar dhexe dib ugu soo laabteen oo ka aar guteen cid kasta oo la shaqeysay ama ay tuhmeen inay wax un cilaaqaad ah la yeelatay ciidamada dowladda.

Ciidanka xoogga dalka oo Galcad ka xoreeyey kooxda dhowr bilood ka hor ayaa mar soo baneeyey degmadaas, kadib markii weerar cagmarin ah ay ku soo qaaday kooxdu, taas oo keentay in shacabku ay aad uga cabsadaan la shaqeynta ciidanka dowladda.

Wasiir Huruuse oo fasiray arrintii hadal haynta dhalisay ee ka dhex dhacday diyaarada

Weerarkii sababay in ciidanku dib uga soo baxo Galcad, waxaa lagu dilay taliye ku xigeenkii ciidanka Danab Allaha u naxariistee Xasan Tuure oo door-weyn ku lahaa in kooxda laga xoreeyo gobollada Hiiraan, Shabeellada Dhexe iyo Galgaduud qeybo ka mid ah oo markii dambe lagu dilay.

Ciidanka dowladda ayaa aad loogu amaanaa sida ay u caawiyaan bulshada ku nool deega anada ay ka xoreeyaan kooxda Al-Shabaab oo si daran u cunaqabateysa bulshada ku nool deegaanada ay dalka ka joogaan.

Abiy Ahmed oo sheegay in dowladdiisa ay wada hadal la gelayso Jabhadda OLA

Raysal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay in dowladdiisa ay wada hadalo la geli doonto Jabhadda Xoreynta Oromada ee OLA.

Raysal Wasaaraha ayaa sheegay in wada hadaladu ay Talaadada berrito ah ka bilaaban doonaan dalka Tanzan ia. AfhayeenkaJab had da Oromada ee OLA, Odaa Tarbii ayaan si degdeg ah uga jawaab in codsigii Warbaahi nta ee wada hadaladaasi.

Jabhadda OLA ayaase bayaan ku sheegtay in Raysal Wasaare Abiy Ahmed uu aqbalay shuruudahoodii gorgortanka nabadda.

OLA oo laga mamuucay dalkaasi ayaa daba-yaaqadii sanadkii 2021 ku dhawaaqday in ay la midowday Jabhadda Gobolka Tigrayga ee TPLF, oo markaasi dagaal adag kula jirtay Dowl adda Federaalka Itoobiya.

Dowladda Federaalka iyo Jabhadda OLA ayaa midba midka kale ku eedeeyay in ay mas uul ka yihiin weeraro dad badani ku dhinteen oo ka dhacay Gobolka Oromia ee dalkaasi ItobI ya.

Waa markii ugu horreysay oo Addis Ababa ay ka dhawaajiso in ay wada hadalo la gelayso OLA.

Maraykanka oo sheegay inuu burburiyay awooddii Daacish ay ku lahayd Sooma aliya, Suuriya iyo Iraq

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay daciifisay awooddii kooxda Daacish, kad dib markii ciidamada gaarka ah ee Marey kanka ay sare u qaadeen olole lagu burbur inayo kooxdan. Howlgallada ciidamada Mar eykanka ay ka wa deen Suuriya, Cir aaq iyo Sooma al iya ayaa lagu dil ay afar ka mid ah madaxda ugu sare ysa ee Daacish tan iyo bilowgii sanadkan 2023. Tallaabooyinkan ayay dowladda Maray anka sheegtay inay gacan ka geysa nayaan sidii loo curyaamin lahaa mashiinka howlgall ada Daacish.

Dowladda Maraykanka waxay sheegtay in xubnaha la qaari jiyay ay kamid yihiin, taliyay aashii mas'uulka ka ahaa qorsheynta weerar rada Yurub, Bariga Dhexe iyo Afrika. Mara ykanku wuxuu sidoo kale sheegay in la dilay gacan-ku-dhiiglayaal muhiim ah iyo kuwo saa meyn leh oo katirsanaa kooxda Daacish.

"Hoggaamiyaha cusub ee ISIS waa mayd soc da’ ka dib markii hoggaamiyey aashii ugu sa rreeyay ee Daacish lagu baabi’iyay howlgalka Mareykanka uu hoggaamiyo,” ayaa lagu yiri war kasoo baxay dowladda Maraykanka.”

Si kastaba ha ahaatee, ciidamada sida gaa rka ah u tababaran ee Kumaandooska Mare ykanka ayaa bishii January ee sanadkan duq ayn ku dilay hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish.

Pentagon-ka ayaa hoggaamiyahaas magac iisa ku sheegay Bilaal Al-Sudani oo mas'uul ka ahaa kobcinta joogitaanka sii kordhaya ee ISIS ee Afrika iyo maalgelinta hawlgallada ko oxda ee adduunka oo dhan, oo ay ku jiraan Afgaanistaan.

Mucaaradka Kenya oo cayimay maalinka ay dib u billaabi doonaan dibad-baxyada

Mucaaradka dalka Kenya ayaa dibad-bax yada ka dhanka ah dowladda dib u billaabi doona 2-da May,

Waxaa sidaas waka aladda wararkaAFP u sheegay afhayen ka hoggaam iy aha mucaarad ka.

Dibad-baxyada ay aa la hakiyey ku dhowaad saddex toddobaad kadib markii dowladda ay yaboohday wada-hadallo.

"Waxaan dibad-baxyada dib u billaabi doon naa 2-da May,” ayuu yiri Dennis Onyango oo ah afhayeenka Raila Odinga, oo abaabulay di bad-baxyadii bishii tagtay. "Waxay dibad-baxyada ka billaaban doonnaa Nairobi,” ayuu yiri Onyango.

Onyango ma uusan sheegin sababta ay mucaaradka ugu baaqeen in dibad-baxyada dib loo billaabo. Hase yeeshee mucaaradka ayaa horey uga digay inay sidan dhici doonto haddii aan horumar la taaban karo laga sameyn wada-hadallada.

Odinga ayaa hoggaaminayey dibad-baxya da ka dhanka ah dowladda, isaga oo ku dood ay in lagu shubtay doorashadii madaxweyna ha ee bishii August iyo sidoo kale wax uu ugu yeeray in dowladda ay ku guul-darreysatay inay wax ka qabato qiimaha nolosha ee sare usii kacaya.

Saddex qof ayaa geeriyooday, goobo gan ac sina waa la bililiqeystay saddex maalmood oo bishii tagtay ay socdeen dibad-baxyo rabash ado watay oo ka dhan ah dowladda.

Sidoo kale booliska ayaa laba qof ku toog tay magaalada Kisumu, halka sarkaal boolis uu u dhintay dhaawacyo kasoo gaaray isku dhacyo ka dhacay magaalada, sida ay shee geen mas’uuliyiinta.

Bishan horraanteeda, Odinga ayaa ku dhow aaqay in la hakiyey dibad-baxyada ka dib markii madaxweyne William Ruto uu ku baa qay in wada-hadallo lagu xaliyo dhibaa tooyi nka jira.

Madaxweynaha ayaa soo jeediyey in la abuuro guddi baarlamaani oo labada dhinac ah, si ay uga shaqeeyaan walaacyada la xiri ira hannaanka doorashada.

Odinga ayaa soo dhoweeyey "xalka nab ade ed” ee Ruto. Hase yeeshee waxa uu sid oo kale ka digay "Waxaan xaq u leenahay inaan ku baaqno dibad-baxyo haddii hanaan kan uusan miro dhalin.”

Odinga, oo looga adkaaday shantii doo rash ado madaxweyne ee ugu dambeeyey, ayaa toddobaadkii tegay sheegay inuu sha acin doono qorsheyaal cusub oo la xiriira dib ad-baxyada mustaqbalka kadib dhammaadka bisha Ramadan.

Sudan oo uu wali ka maqan yahay Khadka Internet-ka

Dalka Sudan, ayaa inta badan waxaa ka maqan khadka internet-ka, iyadoo dadka heli karaya ay gaarayaan 2%,” sidaasi waxaa she egay Berri oo Isniin ah kormeeraha amniga internetka.

Wuxuu soo xigtay eedeymaha militari ga, oo ku eedeeyey ciidamada la yiraah do (RSF) inay waxyeeleeyeen isgaarsiinta caasimadda magaalada Khartoum horaantii Isniintii, taasoo saameyn ku yeelatay shaba kadaha dalka.

Dadka deggan Khartoum, si kastaba ha ahaatee, ayaa waxay sheegeen in khadadka taleefanada ay weli yihiin kuwo shaqeynaya.

Shabakad rayid ah oo inta badan laga soo abaabulay Twitter-ka, ayaa dadweynaha sii nayay wararka ku saabsan dagaalka, gaar ah aan talooyinka gargaarka la heli karo, iyo waddooyinka badbaadada leh.

Dagaalada ka socda Sudan, ayaa sab abay in dalal dhowr ah ay ka daad gureeyaan dalkani diblumaasiyiintooda. BBC SOMALI

Meydadka 31 tahriibeyaal ah oo laga soo saaray xeebaha badda Tunisia

Ciidamada ilaalada xeebaha Tunisia ayaa sheegay Berri oo Isniin ah inay soo saareen meydadka 31 qof oo tahriibayaal Afrikan ah, kuwaas oo qarraqmay xilli ay doonayeen inay uga gudbaan badda Mediterranean-ka, una sii gudbaan dhanka Talyaaniga. Waxa ay in taa ku dareen in meydadka laga soo saaray xeebaha Sfax,Kerkennah iyo Mahdia, waxa ana ka mid ah mey dadka labo dumar ah & 2 caruur ah.

Tirada dadka tahri ibeyaasha ah ee ka imaa naya dalka Tunisia ee ku wajahan xeeb aha dalka Talya aniga ayaa aad u korortay dhawaanahan.

JOSEP BORRELL "XALKA DALKA SUUDAAN KUMA JIRO QORI CAARADII, WAA IN LA WADA HADLAA”

Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell ayaa wala ac ka muujiyay xaaladda ka sii dareysa ee dalka Suudaan, ka dib dagaalka bartamihii bishan ka qarxay Magaalada Khartoum.

Waxa uu sheegay inaanan xal ciidan looga bixi karin colaadda dalk aasi, caala mkana ay ta hay in dhinacyadu uu ku cada adiyo in xal siya asadeed laga gaaro xurgufta u dhaxeysa.

Josep Borrell ayaa sheegay in uu la hadlay labada janaraal ee dagaalamaya, waa Hoggaamiyaha Militariga Suudaan, General Abdel Fattah al-Burhan iyo Hoggaamiyaha Ciidamada Gurmadka Degdegga ee RSF, Genera l Mohamed Hamdan Dagalo, baaqii sana uu daaran yahay in daga alka la joojiyo.

"Farriinta Beesha Caalamka waa isku mid, waa in la joojiyaa dagaalka, waana in la dhig aa hubka, lana bilaabo wada hadal, iyadoo xal siyaasadeed la baadi-goobayo.” Ayuu yiri Josep Borrell.

Borrell ayaa hadalkiisa ku xoojiyay "Ma jiro xal militari oo looga bixi karo dagaalkan, waana waxa aan sameynayno.”

Midowga Yurub ayaa diblomaasiyiintiisa ka daadgureeyay Caasimadda Khartoum, kuwaa oo dib loogu celiyay Qaaradda Yurub, sida uu Warbaahinta u sheegay Borrell.

"Labaatan diblomaasi oo ka tirsan Ergada Midowga Yurub ayaa laga daadgureeyay Khartoum, waxaana dib loogu celiyay Yurub.” Ayuu yiri Borrell.

"Muwaadiniin kaloo badan oo ka tirsan dalalka Midowga Yurub iyo kuwo kale ayaa laga daadgureeyay Khartoum. Kuuma sheegi karo tirada dhabta ah, waase hubaal inay kun (1,000) ka badan yihiin.” Ayuu sii raaciyay Borrell.

Dagaalkan sida kediska ah toddobaadkii hore uga qarxay Magaalada Khartoum ayaa walaac xoog leh ku dhaliyay dalalka ay diblomaasiyiinta ka joogaan dalkaasi, ka gadaal markii ay dhinacyadu ka gaabiyeen inay dhaqangeliyaan xabad joojintii ay ku he shiiyeen, si bal fursad loogu helo in waan-waan laga dhex bilaabo janaraaladaasi daga alka u caaboon, khatartana u horseedaya dalka iyo dadka reer Suudaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip