Farxiyo Kabayare: Waan dabeecad kululahay laakiin waan qalbi wanaagsanahay

0
Sunday April 23, 2023 - 17:04:33 in Wararka by
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farxiyo Kabayare: Waan dabeecad kululahay laakiin waan qalbi wanaagsanahay

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Fannaanadda Farxiyo Kabayare oo kamida fannaaniinta Soomaaliyeed eek u nool carrigaa iyo Mareykanka ayaa wareysi kooban oo aan la yeelanay waxa ay ka sheekeysay heesaaha iyada saameynta ku yeeshay ee ay ku luuqeysay.

Kabayare ayaa sheegtay in heesta habaryaro ay tahay mid ay ku xiratay iskoor cusub maadaama ay tahay heestii ugu horreysay ee loo qaaday habaryaro si weynna dadku ay u jecleysteen.

Dhanka kale kabayare oo jawaab kooban ka bixisay in dadku ay ku tilmaamaan qof hadalka aan la gamban isla markaana dabeecad kulul ayaa hadalkaasi ku sifeysay mid run ah balse waxa ay sheegtay in sida ay dabecad xuntahay aysan u qalbi xumeyn.



Qoraalka Codka,

.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip