HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 19-KA ABRIIL 2023-KA

0
Wednesday April 19, 2023 - 08:46:46 in Wararka by
  • Visits: 473
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 19-KA ABRIIL 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Dowladda Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqday Howl gal Cusub Ay Ugu Magac Dartay "Ciiltire

Mas’uuliyiinta hay’adaha amaanka ee dalka ayaa ahalay kulan gaar ah oo ku saabsan amniga ma gaalada Muqdisho isugu yimid xarunta Taliska Ciid anka Boliiska Soomaaliyeed.

Kulanka oo uu shir gudoiminayay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Maxamed Cali Xagaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha gobolka Banaadir, taliy aha booliska, Agaasimaha NISA,Gudoomiyaha maxkamada ciidamadda iyo saraakiil kale.

Kulanka waxaa intiisa badan diirada lagu saaray Xoojinta Amniga iyo Hirgelinta Xeerka Xakameynta Hubka Caasimada, iyadoo lagu dhawa aqay howlgalo culus.

Intii kulanku socday waxaa warbixino looga dhag eystay Taliyeyaasha Ciidamada isku dhafka ah ee Howlgalka Ciiltire sida ;- Boliiska, Nabadsugidda Gob olka Banaadir iyo Polizia Militare oo si xoojin ah ula shaqeynaysa Ciidanka Amaanka. Sidoo kale, Maa mulka Gobolka Banaadir oo ku hadlayay afka shacab ka Caasimada ayaa soo dhaweeyay Howlgalka Cii ltire una mahadceliyay hay’adaha Qeybta ka ah su gida iyo xoojinta Amniga.

Xeerka Xakameynta Hubka Caasimada, ayaa isna la falanqeeyay lana sharaxay sida loo fulinayo, Guddoonka Maxakamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa si faahfahsan uga hadlay fulinta xeerkan si Amniga iyo Xasiloonida loo xaqiijo.

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha XFS oo gaaray Cadaado

Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hog gaaminayo ayaa ahalay soo gaaray magaalada Cadaa do ee gobolka Galgadu ud.

Wafdiga wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey wasiir dow laha arrimaha gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye, wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Gaboobe iyo mas’uuliyiin kale.

Wafdiga oo uu qayb ka ahaa guddoomiye ku- xige enka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Max amed Axmed Diiriye Yabooh ayaa u amba-baxay de gmada Baxdo, halkaas oo ay kula kulmayaan maam ulka iyo bulshada degmada, si loogu dhiirri galiyo da gaalka ay kula jiraan Khawaarijta, looguna abaal mar iyo guulihii waawaynaa ee ay ka gaareen ciribtirka Khawaarijta.

DF oo wadda qorshe $300 Milyan ah oo degaan ada laga saaray Al-Shabaab la xiriira

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa isku diy aarineysa fulinta qorshe xasilin, kaasi oo la sheegay inay u raadineyso kharash gaaraya 300 Milyan oo do ollar.

Qorshahan oo wejigiisa hore uu billowday ayaa wa xa uu ku qotoma in gargaar la gaarsiiyo deegaanada laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab, kadibna loo sii gudbo dib u soo celinta adeegii dowladnimo ee sana daha badan ka maqnaa dhulkaasi.

Sida laga soo xigtay Majaladda Financial Times, bartilmaameedka mustaqbalka qorshahan ayaa ah in dib loo yagleelo adeegyada muhiimka ah sida; caaf imaadka iyo waxbarashada deegaanada la xoreeyay.

Lacagta ay dowladda u raadineyso mashruucan aya a waxa uu qorshuhu yahay in barnaamijkan lagu bix iyo saddexda sano ee soo socota, sida laga soo xig tey warbixinta Financial Times oo lagu wareystay ma suuliyiin kala duwan.

Deeq-bixiyayaasha reer galbeedka ayaa waxaa la gu wadaa inay qeyb ahaan bixiyaan lacagtaan, inta kale waxaa la filayaa in Soomaaliya ay la timaado, deyn ahaan ama dhakhli gudaha ka yimaada. Mada xweyne Xasan Sheekh ayaa hore u sheegay in koo xda Al-Shabaab ay tahay caqabada ugu weyn ee hor taagan in dowladda ay hesho dakhli ku filan, ma adaama ay dhankeeda kooxdu qaado lacago baad ah oo sanado badan ku tamarineysay.

"Dowladdu ma haysato dakhli ku filan. Sababtuna waa Al-Shabaab darteed, dalka ma wada gaari karto dowladdu. Marka la xoreeyo dalka waxaa jiri doona meel banaan oo dowladdu ay dakhli ku aruurin karto,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud.

Madaxweynaha iyo dowladdiisa ayaa diiradda saa raya sidii loo heli lahaa deyn cafis kahor inta dalka uusan qaadan deyn cusub oo uu horey ugu sheegay inay gaari karto boqolaal bilyan, si ay Soomaaliya u gaarto isku filnaansho dhaqaale.

Qorshaha ugu weyn ee dowladda uu hoggaam iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay xilli gaan ku howlan tahay ayaa ah sidii uu sanadkaan uga takhalusi lahaa kooxda Al-Shabaab.

Hase ahaatee, khuburada amniga ayaa waxay qa baan inay adkaan doonto ka dhabeynta arrintaan mu ddadaasi kooban, iyada oo xusid mudan tahay in we li kooxdu ay helayso dhaqaalihii ay hore u qaadi jir tay, inkasta oo dowladda ay ku faantay inay wiiqday inta badan dakhliga ay kooxdu ka heli jirtay gana csatada Muqdisho.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo deeq lacage ed u qeybiyay qoysas dan yar ah

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa mag aalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ahalay ciid siiyay 314-qof oo ka koobnaa qoysaska danta yar iyo dadka baahiyaha gaarka qaba kuwaas oo ka kala socday degmoo yinka gobolka Banaadir.

Deeqdan lacageed oo uu duqa magaalada Muq disho mudane Madaale gaarsiiyay qoysaska danta yar iyo dadka baahiya gaarka qaba ayaa loogu talag alay in ay uga faa’ideystaan ka qeyb qaadashada fa rxada Ciidul Fidriga iyada oo uu qorshuhu yahay in tira laba-kun oo qof ah la gaarsiiyo deeqdaasi Lac ageed.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa mag aalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed iyo dadka Alla S.W.T wax siiyay in ay xasuustan oo ay garab istaagaan dadka danta yar

Salaam Somali Bank Oo Qeyb Cusub Ka Furay Juba Hypermarket Oo Ku Yaala Isgoyska Juba Ee Muqdisho

Bangiga Salaam Somali Bank ayaa qeyb cusub waxa uu ka daah furay xarunta ganacsi ee Juba

Hypermarket oo ku taala isgoyska Juba ee mag aa lada muqdisho.

Qeybtan ayaa loogu talagalay in bulshada kunool degmooyinka ku xeeran isgoyska Juba ay Ka faai deestaan iyaga oo kamaarmaya in meelo fog ay u soo doontaan adeegyada Bangiga Salaam Somali Bank.

Waxaa sidoo kale loogu tala galay bulshada u soo dukaameysita Juba Hypermarket in iyaguna ay si fudud u helaan adeegyada Bangiga Salaam Somali Bank

Cabdifataax Maxamed Odowaa Madaxa qeybtan Cusub ayaa sheegay in faracan cusub uu qeyb ka ya hay daadajinta adeegyada Salaam Somali Bank isa ga oo tilmaamay in macaamiishu ay ka heli doonaan dhamaan adeegyada Bangiga.

Waxa uu tilmaamay in sharaf weyn ay u tahay in xarun cusub ay ka hirgaliyaan isgoyska Juba isaga oo tilmaamay in macaamiishooda ay ka heli karaan dhamaan adeegyada ay u baahanyihiin, Cabdifataa ax ayaa sheegay in ay ugu tala galeen macaamiisha ka dukaameesaneysa Juba Hypermarket iyo bul shada ku nool nawaaxiga isgoyska Juba.

Isaga oo haadalkiisa sii wata ayuu sheegay in dar aasad ay sameeyeen ay ku ogaadeen in macaamiil badan oo ku nool degmooyinka ku hareereesan me ela fog fog iyo degmooyin kale aay u aadaan adeeg yadaa Bangiga islamarkaana loo baahday in mac aamiisha loo dhaweeyo adeegyada bangiga isaga oo gacmo furan ku soo dhaweeyay macaamiisha iyo bulshada ku nool isgoyska Juba iyo degmooyinka ku xeeran.

Qaar kamid ah bulshada ku nool isgoyska Juba ee Magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay qeyb tan cusub ee bangigu ka furay Juba HyperMarket .

Bangiga Salaam Soomaali Bank ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxa uu balaarinayay qeybaha bangi ga ee gobolka Banaadir si macaamiisha bangiga ays an waqti badan uga bixin helida adeegyada bangigu uu bixiyo.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo max kamad horkeenay 36 eedeysane oo ajaaniib ah

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad horgeeyay 36 eedeysane oo ajaaniib ah, kuwaa oo lagu soo eedeeyay in si sharci darro ah uga kalluumeysanayeen xeebaha dalka. War qoraal ah oo Habeen hore ka soo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa u qornaa:-

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, waxa uu maxkamad horgeeyay 36 eedeysane oo ajaaniib ah, oo Ciidanka Badda Soomaaliyeed ay ku soo qab teen kalluumeysi sharci darro ah gudaha badda Soo maaliyeed. Ciidanka waxay ku soo qabteen laba doo mood oo ugu yaraan saaran yahay kalluun qiyaas ahaan dhan 30 tan.

Maxkamadda ayada oo ka jawaabeysa codsiga Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxay xabsi u dirtay dhammaan dadkii lagu soo qabtay kall uumeysiga sharci darrada, waxayna la wareegtay kal luunkii saarnaa doomaha.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud, waxaa uu bogaa dinayaa Ciiidanka Badda Soomaaliyeed, oo howl ad ag u galay difaacidda khayraadka badda Soomaali yeed, waxaana uu ku sii dhiiri-gelinayaa xoojinta ka hortagga kalluumeysiga sharci darrada. Ugu dam bayn, Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, waxaa ka go’an horgeynta sharciga qof kas ta oo la gu soo qabto kalluumeysi baalmarsan shar ciga, wa xaana uu uga digayaa ganacsatada iyo dha mmaan dadka Soomaaliyeed in ay xiriir la yeeshaan shirkad aha iyo dadka ajaaniibta ah ee caadeystay ku xadg udubka khayraadka badda Soomaaliyeed.

Warka laguma caddeyn goobta lagu hayo ajaaniib taasi, goorta maxkamadda la horkeenay iyo weliba dalalka ay u dhasheen.


Kulan uu la yeeshay Gud. Gobolka Banaadir Mrs.Makiko oo ka socota Baanka Adduunka

Guddoomiyah Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda

Hoose ee Xamar kulan kula qaatay wafdi ay hoga amineesay u-qeybsanaha Mashruuca Horumarinta Magaalooy inka ee Bangiga Adduunka Mrs.Makiko Watanabe

. Kulankaan ayaa loogu hadlay Qorshaha horumari nta Caasimadda,dhismooyinka Waddooyinka, Biyo qabadyada iyo Bulaacadaha iyo sidii loogu wada shaqeyn lahaa horumarinta deegaannada aan rasmi ga aheyn, si xal waara loogu helo Barakac ayaasha.

Dagaalka Laascaanood oo saamayn dhaqaale ku yeeshay suuqyada Somaliland

Saamaynta dhaqaale ee uu sababay dagaalka Laascaanood ayaa laga dareemaya Somaliland, xili loo diyaar garoobayo munaasibada ciida.

Qaar kamid ah ganacstada yar yar ee ka gana csada dharka ee magaalada Burco, oo uu Bulsho TV makarafoonka la dhexqaaday, ayaa sheegay in uu jiro hoos u dhac dhaqaale.

"Sannadkan waxad mooda in bulshadii reer Laascaan ood ay ka dhex maqayihiin dadkii noo iman jiray ee naga adeegan jiray" mid kamid ah ganacsatada dha rka ayaa sida Bulsho TV u sheegay.

Suuqa magaalada Burco ayaa tabaya macaamiil badan oo hada ka hor uga iman jirtay magaalada La ascaanood, oo dadkii ku dhaqnaa ay deegaano kale qoxooti ku yihiin dagaalka awgii.

"Waxaanu dareemayna in macaamiil badan oo aanu wax ka iibin jirnay ay maqanyihiin, hadaanunahay ga nacsatada waxwaliba nabada ayuu ku jiraa" mid kale ayaa sida Bulsho u sheegay.

Kadib markii uu dagaalku ka qarxay magaalada Laascaanood waxa qaxay badiba dadkii magaalada, waxaana istaagay ganacsigii taasi oo keentay in ay tabaan magaalooyinkii kale ee ganacsigu kala dhex eeyay.

Dhinaca kale, waxa istaagay safaradii ganacsi ee ka iman jiray Puntland iyo deegaanada kale ee Soom aaliya, kadib markii ay odayaasha SSC sheegeen in wax safar ganacsi ahi aanu dhulkooda mari karin.

Soomaalida ku nool dalka Suudaan oo wajahaya xaalad adag.

Dagaal qaraar oo galay maalintii afaraad ayaa waxa uu ka soconayaa gudaha magaalada Khartuum ee caasiamadda dalka Suudaan, kaas oo saameyn xooggan ku ye eshay dadka aan u dhalan wadan kaas ee u badan ardayda.

Kumanaan arday Soomaali ah oo halkaasi wax barasho u jooga ayaa wajahaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Qaar ka mid ah ardayda oo aywarbaahinta Qaranku la xiriir tay ayaa innoo sheegay in muddo saddex maa lmood ah aysan helin wax biyo iyo koronto ah, isla markaana aysan awoodin in ay kasoo baxaan halka ay rasaasta kaga gabbanayaan.

"Ilaa iyo saaka wa xaan ku howlanayn in aan ka soo saarno arday hablo u badan oo ku go’doonsanaa xaafado ka mid ah Kha rtum oo ay dagaallo xooggan ka socdaan, illaa hadd ana waxaa jira arday weli ku go’doonsan xaafadaha qaar oo aan awoodi weynay in aan u tagno” ayuu yiri mid kamid ah ardaydii is xil qaamay ee u istaagay in walaaladood ay caawiyaan. Ummdurmaan oo ah qeyb ka mid ah Caasimadda sadex geesoodka ah ee Khartoum ayaa lagu soo war ramayaa in ay jiraan gabdho ku xannibay xaafadaha, kuwaas oo aan helin fursad ay kusoo baxaan.

Dhin aca kale, Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashi ga caalamiga ah ee XFS oo ka jawaab aysa duruufa ha iyo cabashooyinka ka imanaya muw aaddiniinta Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dalka ay dagaallada culus ka socdaan ee Suudaan ayaa soo saartay foom ay isku diiwaan geliyaan iyo taloo yin la xiriira bed qabkooda. Wasaaradda arrimaha di bedda ayaa ku wargalisay muwaadiniinta Soomaali yeed ee ku sugan dalka Suudaan in ay taxaddar iyo feejignaan dheeraad ah muujiyaan, isla markaana ay raacaan dhammaan tilmaamaha ka soo baxa safa aradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan.

Wasaaradda ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Sudan ku sugan ku wargalisay inay xiriir joogto la sameeyaan wasaaradda iyo safaaradda, hadii ay caawinaad uga baahdaan. Waxa ay wasaaraddu soo jeedisay inay iska diiwaangaliyaan websiteka wasaar adda, si loo caawiyo.

DF iyo beesha caalamka oo ku heshiiyay hal qod ob xilli su’aal laga keenay $8 Bilyan…

Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaal iya u qaabilsan gurmadka abaaraha, Mudane Ca bdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo haatan ku su gan magaalada Washington ayaa ka hadlay xaal adda bani’aadanimo ee dalka, kadib wareysi uu sii yay laanta afka Soomaaliga ah ee VOA-da.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa shaaca ka qa aday in weli Soomaaliya ay ku jiraan xaalado adag oo ka dhashay fatahaado iyo abaaro xoogan oo soo laa kaabtay.

"Suura gal maahan in 30 sano aan ku jirno fataha ad iyo abaar dhexdeeda, adduunkane uu nagu she egto in uu nagu baxshay balaayiin dollar.” ayuu war eysigaan ku yiri ergeygu.

Sidoo kale wuxuu su’aal ka keenay halka ay ku baxaan dhaqaalaha tirada badan ee ay magaca So omaaliya kusoo qaataan hay’adaha samafalka ee ka howlgala gudaha waddanka.

"12-kii sano ee la soo dhaafay Soomaaliya $8 Bil yan ayaa ku baxday oo mucaawino ah, weli abaarta way taagan tahay, sanadkii hore $1.4 Bilyan ayaa dal batay, haddane $2.8 Bilyan ayaa dalbanaysaa, dhib aatada way sii kordheysaa ee dhaqaalaha xaguu aadaa?” ayuu sii raaciyay.

warsame ayaa xusay in haatan dowladda federaal ka iyo beesha caalamka ay ku wada heshiiyeen inay sameeyaan isla xisaabtan dhab ah, si meesha looga saaro la socosho la’aanta hay’adaha samafalka.

"Soomaaliya lama xisaabtanto Hay’adaha ka sha qeeya Samafalka iyo gargaarka, mudnaanta ay u ba ahan tahay miiska looma saaro.” ayuu markale yiri CC Warsame.

Waxaa kale oo uu intaasi sii raaciyay "Dowladda Soomaaliya waxaa ka saari kara gacan hoorsiga iyo in ay ku tiirsanaanto ajnabi waa isla xisaabtan la’aan, sidaas daraadeed waxaa loo baahan yahay isla xisa abtan, dadkii la xisaabtami lahaa shaqooyinka la xir iira in la xijiyo”.

Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka taagan xaalad dii ugu darneyd ee dhanka bani’aadanim ada, taas oo ka dhalatay abaaraha haatan ka jira dalka, kadib markii ay baaqdeen shan xilli roobaad oo la filayay.

Safiirka Midowga Yurub oo lagu weeraray gurigiisa Khartuum.

Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Su dan, Aidan O’Hara, ayaa lagu weeraray gurigiisa oo ku yaalla ca asimadda Kha rtuum, halkaas oo ay ku daga alla may aan xooggag iska soo horjeeda. "Dha awac weyn ma uusan gaarin” diblomaasiga oo u dha shay Ireland, sida uu xaqiijiyay was iirka arrimaha dibedda ee dalkaas, Mich eál Martin. Wasiirka ayaa weerarka ku tilmaamay mid "si weyn meel ka dhac ugu ah waajibaadka ilaalinta diblomaasiyiinta”. Ku dhawaad 185 qof ayaa ku dhintay dagaalka tan iyo Sabtidii ka socday Khartuum, iyadoo dhaawacuna uu ka badan yahay 1,800 oo qof, sida ay sheegtay Qara mada Midoobay.

Dhinacyada ku dagaallamaya Khartuum ayaa isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan iyo diyaaradaha dagaalka. Milateriga Sudan iyo xoogg aga sida gaarka ah u tababaran ee magacooda loo soo gaabiyo RSF ayaa midba sheeganaya inuu ga canta ku haya goobaha muhiimka ah. Wasiirka arri maha dibedda Ireland ayaa ku tilmaamay danjiraha la weeraray "diblomaasi heerkiisu sarreeyo oo dal kiisa iyo Yurub ba u shaqeeyay xilli adag”.

Goor sii horreysay, madaxa siyaasadda arrimaha dibedda Midowga Yurub, Josep Borrell ayaa bartiisa Twitter ku qoray in "mas’uuliyadda amniga safaarad da iyo shaqaalaha ay saaran tahay” dowladda Sudan.

António Guterres oo sheegay in Sudan ay cagaha la gashay xaalad masiibo ah

António Guterres, Xoghayaha Guud ee Qarama da Midoobey ayaa si kulul u cambaare eyay dagaa lka ka soconaya Magaalada Kharto um ee dalkaasi Sudan.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa ku dhaliilay labada janaraal ee dagaalamaya in ay ku guuldareysteen joojinta dagaalka, intii ay socdeen gargaarka bani’aadanimo ee Axaddii lagu heshiiyay in la gaarsiiyo dadka dhaawacmay, lana daadgure eyo.

"Dagaalka ka soconaya Sudan ayaa durbaba gay stay khasaare nafeed oo aad u ballaaran, dadkaasi waxaa ku jira dad badan oo rayid ah.” Ayuu yiri Xo ghayaha Guud ee Qaramada Midoo bey oo intaasi ku daray "Wax kasta oo ka sii dara, waxay noqon kartaa mid dhibaato u gaysata dalka iyo gob olkaba.”

Waxa kaloo uu yiri "Kuwa saamaynta ku leh xaaladda, waa inay taageeraan dadaalada la gu joojinayo rabshadaha, soo celinta nidaamka iyo dib ugu soo noqoshada habraaca kala guurka.”

António Guterres ayaa sheegay inuu la hadlay laba da hoggaamiye ee iska soo horjeeda, waa Hoggaa miyaha Golaha Talada Suudaan, General Abdel Fat tah al-Burhan iyo Kuxigeenkiisa, General Mohamed Hamdan Dagalo, kuwaa oo uu ku booriyay in ay da gaalka joojiyaan, xasilloonidana ay soo celiyaan, waana xilli ay labaduba muujiyeen inaysan dooneyn in ay wada hadlaan.

"Xaaladda bani’aadanimo ee Sudan, waxayba markii hore ahayd mid khatar ah, hadda waa masi ibo

Qaramada Midoobey waxay taageereysaa in la soo celiyo dhabaha kala guurka dimoqraadiyadda iyo dhisidda nabad, mustaqbal ammaan ah.” Ayuu yiri Guterres. Saraakiisha caafimaadka ee dalkaasi ayaa xaqiijiyay in ka badan boqol qof oo rayid ah inay ku dhinteen dagaalka, dhaawacuna uu kun ka badan yahay, inkastoo ay suurtagal tahay tirada dhabta ah in intaasi ka badato.

Dhakhaatiirta ayaa ka digay in xaaladda goobaha caafimaadka ee magaalada ay tahay mid aad u adag, dagaalkana uu ka hor istaagayo in shaqaalaha iyo agabka caafimaadkaba la gaarsiiyo isbitaalada la gu la tacaalayo bukaanada.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa Isniintii sheegtay in dhowr ka mid ah isbitaalada ku yaala Caasimadda Khartoum uu kaydka dhiigga ka dhammaaday. Khartoum ayaa wajaheysa xaalad hubinti la’aan ah, iyadoona ay Ciidanka Militariga Sudan iyo Ciida mada Gurmadka Degdegga (RSF) ay ku dagaalam ayaan wadooyinka magaalada.

Dagaalkan, sida lama filaanka ah Sabtidii uga qar

xay magaalo madaxda dalkaasi ayaa u muuqda mid

ku sii fidaya dalka intiisa kale.


Labada janan ee ku dagaalamaya Suudaan oo aqbalay xabad joojin kmg ah

Labada janaraal ee ku dagaalamaya dalka Su udaan ayaa aqbalay xabad joojin kmg oo soconeysa muddo afar iyo labaatan saac ah, ka dib afar maa lmood oo ay ku dagaalamayeen Magaalada Khartoum iyo goobo kale oo dalkaasi ah.

Beesha Caalamka iyo hay’ad aha caalamiga ayaa culeys ku saaray Hoggaamiyaha Gol aha Talada Suudaan, General Abdel Fattah al-Burh an iyo Kuxigeenkiisa, General Mohamed Hamdan Dagalo in ay xabadda joojiyaan, si gurmadka ban i’a adamka loo gaarsiiyo dhaawacyada, dadkana looga daadgureeyo goobaha ay ku xaniban yihiin.

Hoggaamiyaha Militariga Suudaan, General al-Burhan ayaa Saxaafadda u sheegay in xabad joo jinta ay bilaabaneyso Xalay, 6-da fiidnimo.

Hoggaamiyaha Xoogaga Gurmadka Degdegga (RSF), General Dagalo ayaa bartooda Twitter-ka ku sheegay inay u hoggaansami doonaan xabad joojinta asi, si hay’adaha caalamiga ay galaangal ugu yee shaan inay gargaarka gaarsiiyaan kuwa u baahan.

Ergayga Qaramada Midoobey ee Suudaan, Volker Perthes ayaa sheegay in ay xiriir joogto ahi la lee yihiin labada janan, si ay xabad joojinta u sii shaq eyso.

"Waxaan sii wadaynaa dadaaladaas, oo aan gac an kaga helnay Beesha Caalamka.” Ayuu yiri Waki ilka Q/Midoobey ee Suudaan, Volker Perthes.

Xabad joojinta ku-meel-gaarka ee lagu heshiiyay ay aa dadka rayidka u suurtagelinaysa in ay isaga bax aan magaalada, ka dib dhowr cisho oo ay dhexda ugu jireen ciidamada dagaalamaya, waaba haddii aa nay dhinacydaasi jebin xabad joojinta, muddada lagu heshiiyay.

Muddada afarta maalmood ee dagaalku ka socday dalkaasi ayaa galaaftay nolosha illaa 200 oo qof, halka in ku dhow laba kun oo kalena ay ku dhaa wacmeen.

Isbeddel cusub oo ku yimid xiriirka Imaara adka Carabta iyo Qatar – Maxaa soo kordh ay?

Qatar iyo Imaaraadka Carabta ayaa ku guda jira hanaan ay dib ugu soo celinayaan xiriirka diblomaasi kuna furayaan safaarada ha, waxaa sidaas sheeg ay saraakiil xogogaal ah.

Arrintan ayaa imaneysa in ka badan laba sano ka dib markii dhowr dal oo Carbeed ay soo geba-gebeeyeen qaadacaad iyo go’ doomin ay ku hayeen Doha.

"Xilligan, billaabidda xiriirka diblomaasi, oo ay ku jiri doonto dib u furista safaaradaha, waa ay ku guda jiraan labada dal,” waxaa sidaas sheegay sarkaal Imaaraati ah oo ka jawaabay su’aal ay waydiisay wakaaladda wararka Reuters.

Sarkaal kale ayaa sheegay in safaaradaha dib loo furi doono, islamarkaana safiirada ay tegi doona an xafiisyadooda ugu dambeyn bartamaha bisha June. Ilo-wareed saddexaad ayaa sheegay in xiriirka diblomaasi si buuxda dib loogu soo celin doono todd obaadyo gudahood.

Dib usoo celinta xiriirka ayaa kusoo beegmaysa aya da oo uu jiro dadaal gobolleed ballaaraan oo dib u he shiisiin, kadib markii Iran iyo Sacuudi Carabiya ay bishii tagtay isku raaceen inay dib u billaabaan xiriirkooda kadib sanado cadaawad ah.

Dalka Yemen, Xuutiyiinta iyo Sacuudi Carabiya ayaa yeeshay wareeg wada-hadallo ah toddobaa dkan, ayaga oo is-dhaafsaday boqolaal maxaabiis ah, taasi oo loo arko tallaabo nabad dhisid oo muhiim u ah mid ka mid ah dagaallada maldahan ee u dhax eeya Iran iyo Sacuudi Carabiya.

Bartamihii 2017, Sacuudi Carabiya, Imaaraadka Carabta, Bahrain iyo Masar, ayaa xiriirka u jaray Qa tar ayaga oo ku eedeeyey inay taageerto arg agixisada, ayna u dhowdahay Iran, eedeymahaas oo Doha ay beenisay Riyadh iyo Qaahira ayaa ahaa ku wii ugu horreeyey ee dib safiiro ugu magacaaba Do ha 2021-kii kadib markii heshiis uu hoggaaminayey Sacuudiga lagu soo afjaray khilaafka, halka Bahrain ay toddobaadkii tegay ku dhowaaqday inay dib usoo celineyso xiriirka diblomaasi.

Dhammaan dalalka, marka laga reebo Bahrain, ayaa sidoo kale dib usoo celiyey xiriirka ganacsi iyo kan safar ee Qatar, 2021-kii, halka Imaaraadka Car abta ay tusmeeyeen in soo celinta xiriirka diblomaasi uu waqti qaadan doono.

Xiriirka Imaaraadka iyo Qatar ayaa soo hagaagay sanadkii tegay, islamarkaana hoggaamiyayaasha lab ada dal ayaa u kulmay si weji-ka-weji ah.

"Siyaadadda arrimaha dibedda Imaaraadka Car abta waxay diiradda saareysa dhisidda isu soo dho waansho, iskaashi dhaqaale iyo qaboojinta xiisadda gobolka,” waxaa sidaas yiri sarkaal Imaaraati ah oo codsaday inaan la magacaabin.

Sarkaal kale oo codsaday inaan la magacaabin ayaa sheegay in bishii tagtay saraakiisha Qatar iyo Imaaraadka ay isku raaceen inay dib usoo celiyaan xiriirka diblomaasi, islamarkaana Abu Dhabi ay ku wargelisay Doha qofka uu noqon doono safiirkeeda. Qatar weli sidaas oo kale ma sameyn.Wasaaradda arrimaha dibedda Qatar, oo ay la xiriirtay Reuters, waa ay diiday inay arrintan ka hadasho.

Diblomaasiyiin Mareykan ah oo lagu weerarey dalka Sudan.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa ku tilmaamay weerar "ka-taxa dir la’aan ah” lagu qaaday kolonyo dublamaasiyade ed oo Maraykan ah oo ku sugnaa dalka Sudan, xilli uu dagaalku dhex maray ciidamada dalkaasi, iyo ciid amada jabhadda u hawl gala sida deg degga ah ee(RSF).

"Tallaabadan waxay ahayd mid ta xadar la’aan ah, waxay ahayd mas ’uuliyad darro, dabcan waa mid aan ammaan ahayn,” ayuu u sheegay wariyeyaasha isagoo ku sugan dalka Japan, oo uu kaga qayb-galay shirka wasiirrada arrimaha dibadda ee G7. "Waxaan walaac qoto dheer ka qabnaa guud ahaan amniga guud ee deegaanada ay ku yaallaan xarunta safaarada” ayuu yiri. Waxay timid markii uu Mr Blinken la hadlay madaxa ciidamada, Abdel Fat tah al-Burhan, iyo madaxa RSF Mohammed Hamdan Dagalo, oo uu ku nuux nuuxsaday muhiimadda ay leedahay xaqiijinta ammaanka shaqaalaha diblomaa siyadeed iyo shaqaalaha gargaarka. Safiirka Mido wga Yurub ee Suudaan, Aidan O’Hara, ayaa goor sii horreysay la sheegay isna in lagu weeraray gurigiisa oo ku yaalla caasimadda Khartoum, iyadoo uu dag aalku dhexmaray ciidammada dowladda iyo ciidam mada RSF.

Ku dhawaad ​​185 qof ayaa ku dhintay, in ka badan 1,800 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaallo saddex maalmood ka socday dalka Suudaan, sida ay sheegtay hey’adda Qaramada Midoobay.

Wa kuma safiirka cusub ee UK u soo magacaawday Soomaaliya

Michael Nithavrianakisi

Dowladda Ingiriiska ayaa Isniintii ku dhawaaqday magacaabista Michael Nithavrianakis inuu noqdo Safiirka cusub ee Britain u fadhin doona Soomaaliya.

Nithavrianakis ayaa bedeli doona Ka te Foster, oo lagu wado inay ay qa bato xil kale oo dublamasiyad eed.

"Mr Michael Nithavrianakis MVO ay aa loo magaca abay Safiirka Boqort ooyada UK u fadhin doono Jamh uuriyadda Federaalka ee Soomaaliya," ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Britain.Mr Nithavrianakis waxa uu xilka la wareegi doonaa inta lagu jiro bisha May ee sanadkan 20 23.Waa kumaa Michael Nithavrianakis ? Magaciisa oo buuxa waa Michael Stephen Nithavrianakis MVO, waxaa uuna muddo dheer kusoo dhex jiray howlaha dublamaasiyadda. Mr Michael Nithavrianakis MVO waxaa uu shaqada dublamasiyadda ku soo biiray sa naddii 1980.

Michael ayaa waxaa uu ka soo shaqeeyay islama rkaana xilal safiirnnimo iyo ku xigeen uu kasoo qab tay dalal badan oo ku kala yaalla qaarado kala duw an. Waxaa uu mar so noqday safiirkii ku xigeenka Ingiriiska u fadhiyay dalka Afqanistaan caasimadiisa Kabul.

Waxaa uu sidoo kale mar soo nqoday safiir ku xig eenka UK ee dalka Pakistaan. Michael Stephen Nithavrianakis ayaa waxaa sidoo kale meelaha uu ka soo shaqeeyay ka mid ah dalka Sacuudiga.

Waxa uu dalalka kale ee uu ka soo shaqeeyay ka mid ah Malaysia, Ruushka, Ghana, iyo Gariiga.

Shaqooyinkiisa uugu badan ee uu soo qabtay waxa ka mid ah amniga caalamiga ah, siyaasadda gobolka iyo arrimaha ganacsiga iyo maalgashiga laba geesoodka ah.

Dowladda ritain ayaa muddooyiinkii u dambeeyay xoojisay xiriirka ay la leedahay dalka Soomaaliya.

UK ayaa safaaradeeda dib uga furatay magaalada Muqdisho sanadkii 2013-kii, kadib muddo 22-sano ah oo ay ka maqneyd.

Dalka Britain ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee Midowga Yurub ee xilligaasi safaarad ka furtay Muqd isho. Horaantii sanadkan, Soomaaliya ayaa sidoo kale dib u furtay safaaradeedii London kadib markii ay xirneyd muddo 32 sano ah, taasi oo muujineysa wad ashaqeynta labada dal in ay sii xogeysanaysay. XIGASHO:-BBC

Weriye Mareykan ah oo lagu xiray Ruushka oo maxkamad la soo taagay.

Maxkamad ku taalla magaalada Mosko ayaa sidii la filayey u diidaay rafcaan ah in aan la xirin max kamadda ka hor ka diiday saxafi Mareykan ah ,.Evan Gershkovich.Dowladda Ruushka yaa ku eedesay Evan Gershkovich

Fal basaasnimo, eedeyntaas oo si xo og leh u beeniyey isaga iyo warg eyska Wall Street oo uu u shaqeyn ayey.

Markii ugi horreyesay ee uu max kamad ka soo muuqado tan iyo mar kii la xiray ayey ka soo wareegtay sa ddex toddobad. Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in saxafigu isku dayayey in uu gacanta ku dhigo xogo muhiiim ah laa kiin sheegashooyinkaas wax caddey mo ah looma ke enin Waa saxafigii ugu horreeyey ee Mareykan ah ee wajaha eedeymo basaasnimo ah tan iyo xilligii Mido wii Sofeeti.

In ka badan afartan dal oo uu ku jiro Mareykanka ayaa ku baaqay in la sii daayo waxayna ku tilmaame en xarigiisa mid lagu dhibaataynayo Saxaafadda. Xigasho: BBCSomali

Madaxweyne Putin oo safar qarsoodi ah ku tagay dalka Ukraine

War qoraal ah oo ka soo baxay aqalka madaxt ooyada Ruushka, ayaa lagu shaaciyay in Vladimir Putin uu safar ku tagay goobihii uu dalka Ukraine, kaasoo uu dagaal kula jiro.

Sawirrada socdaalka Mr.Putin, ayaa la baahiyey, balse lama oga xilliga uu halkaasi safarka ku tagay. Sida lagu sheegay baahi nta Aqalka Kremlin-ka, Mr.Putin, ayaa waxa uu safa rka ku tagay qaybo ka mid ah gobolka Kherson.

Gob olka Kherson ayaa weli kamid ah goobaha ugu muhiimsan ee lagu dagaalamayo dalka Ukraine. Waxaa la sheegay in Mr.Putin uu ka qeyb galay kulan uu la qaatay taliyeyaasha ciidamada, uuna ka dhageystay warbixintooda. Waxa kale oo la sheegay inuu ku hakaday xarunta ciidamada qaranka ee bariga Luhansk.


Suudaan: "Ma Heysanno Biyo Iyo Koronto" Xilli Dagaalku Uu Socdo

Khasaaraha ka dhashay dagaalka

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS Qoraalka sawirka,Khasaaraha ka dhashay dagaalka

Qof ku nool caasimadda Suudaan ee Khartoum ay aa BBC-da u sheegay in aanay heysan biyo ay ca bbaan xilli uu socdo dagaalka maalinta afaraad galay ee u dhexeeya ciidamada iska soo horjeeda.

"Saaka biyo la'aan ayaan nasoo wajahday" ayay tiri Ducaa Taariiq oo kamid ah dadka deggan caasimad da Khartoum.

Waxay intaa ku dartay in wax kaliya ah ay heysato ay tahay caagad yar oo ay biyo ah si ay ugu sii so canugeeda oo laba jir ah.

"Inta badan dadka wey dhinten, waxay ku dhinte en guryahooda maadama rasaasta iyo madaafiicda guryahooda ku dhaceen, marka waxaa wanaagsan in laga fogaado meelaha bannaan ee guriga sida daa qadaha"

Waxaa socdaa dadaallada lagu doonayo in mili teriga iyo ciidamada howgalka deg deg ah ee RSF si dii ay u dhaqangelin lahaayeen xabbad joojin muddo 24 saacadood gudahood.

Ciidamada RSF ayaa bililiqo ka geystay qaar ka mid ah xaafadaha ku yaalla caasimadda.

Dadka deggan xaafadda Khartoum 2 ayaa BBC u sheegay in ciidamada RSF ay gudaha u galayeen guryaha isla markaana shacabka ay weydisanayeen biyo iyo cunto.

Duqeymo culus ayaa ka socdaa Suudaan iyadoo qiiq iyo uuro madow laga arkayay garoonka diyaara daha ee ku yaala bartamaha magaalada Khartoum kaasoo ku dhagan saldhigga ciidamada, Wadooyinka qaar ee caasimadda waxaa lagu arkayaa taangiyada dagaalka.

Xaafadaha ay deggan yihiin shacabka ee ku yaalla agagaarka garoonka diyaaradaha ayaa sheegay in dagaalka uu go'doomiyay.

Haweeney bukaan ah oo ku sugan isbitaalka Al-Zara ayaa BBC u sheegtay Isniintii in xaaladdu ay ka sii dareyso maadaama aysan heysan dawo iyo cunto, isbitaalka ayaa buux-dhaafay iyadoo halkaas la gee yay dadka kusoo dhaawacmay weerarka RSF.

Shacabka ma heystaan adeegyadii muhiimka ahaa, waxaana go'ay sahayda ilaa toddobo gobol, sida ay sheegtay Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO).

"Haatan isbitaallada waxay kusoo warramayaan in aanay heysan adeegyadii caafimaadka ee muhiim ka ahaa sida dawooyinka, qalabka ogsijiinta iyo qal abka lagu sameeyo qalliinka" ayay tiri Dr Nimca Abid oo ah wakiilka WHO ee Suudaan xilli ay la hadleysay barnaamijka News Day ee laga baahiyo BBC-da.

Ergayga gaarka ah ee Qaramada u qaabilsan arri maha Suudaan Volker Perthes ayaa BBC-da u she egay in uu maalin kasta uu la xiriiro labada Jeneraal ee isku haya dagaalka, balse waxa uu sheegay in ay san wada hadlin.

Taliyaha militeriga ee Suudaan, Janaraal Cabdel Fataaxa Al-Burhan, ayaa warbaahinta CNN u shee gay in xabad joojinta ay dhaqan geli doonto maqrib kii, qaar kamid ah ciidamada ayaa beeniyay arr intaas.

Madaxa ciidamada RSF Maxamed Xamdan Dag alo, oo loo yaqaan Hemedti, sidoo kalena kale ah ho ggaamiye ku xigeenka xukuumadda Suudaan ayaa bartiisa twitterka ku soo qoray in uu aqbalay xabbad joojinta si loo daadgureeyo shacabka dagaalka ku dh aawacmay balse wuxuu horey u sheegay in la jebi yay heshiisyada lagu joojinayay dagaalka.Laanqeyrta Cas ayaa sheegtay inay soo gaarayaan cabash ooyinka dad badan oo ku dhex go'doonsan guryahoo da kadib dagaalka ka qarxay halkaas -caasimadda waxaa ku nool dad lagu qiyaaso ugu yaraan shan mil yan oo qof. Laakiin hay'addan gargaarka ah ayaa sheegtay in aysan suurtagal aheyn in gargaar la gaar siiyo shacabka xilli ay jiraan duqeymaha iyo weera rrada la isku adeegsanyo madaafiicda.

Ilaa 185 qof ayaa ku dhintay halka in ka badan 1,800 oo kalena ay ku dhaawacmeen tan iyo markii uu dag aalka ka qarxay Suudaan Sabtidii, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. XIGASHO:-BBC

KHABIIR SACUUDI AH OO SAADAALIYAY MAALINTA AY NOQONAYSO CIIDDA

Dayaxa

Khabiir Sacuudi ah ayaa sheegay in qiyaasta cilmul falaga ay muujinayso in ciidul fitriga soonkan ay ku beegan tahay maalinta Jimcaha ah.

Injineer Maajid Abuu Sahra oo ah madaxa ururka khubarada ci lmul falaga ee xaruntiisu tahay Jidda ayaa sheegay in qiyaas too ay bisha Shawaal curan dooonto Shalaynimada Khamii sta, 20-ka April.

Haddii ay sidaa noqoto, waxa ay ka dhigan tahay in soonka uu ku dhammaan doono 29 maalmood.

Khabiirka oo u warramay wakaalada wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegay in inkastoo ay qiy aastaas hayaan, haddana ay adkaan doonto in day axa la arko Shalaynimada Khamiista.

"Ilayska qoraxda ayaa Khamiista qarin doona day axa, waana ay adag tahay in dadku ay si caadi ah u arkaan dayaxa, maadaama uu ka soo bixi doono meel aad ugu dhaw gabbal dhaca,” ayuu yiri khabiir Abuu Sahra.

Waxa uu intaa raaciyay in si loo xaqiijiyo curasha da bisha Shawaal loo baahan yahay kaamerada awo odda badan ee loo yaqaano CCD.

Sidoo kale dayaxa ayaa 24 daqiiqo ka dib gabbal dhaca isna dhici doona, sida uu sheegay khabiirka, taas oo yareyn doonto waqtiga lagu arki karo day axa. "Sidaa awgeed, Shalaynimada Jimcaha ayuu da yaxu si wanaagsan u soo bixi doonaa, waxaana arki kara dadka caadiga ah,” ayuu Injineer Maajid u she egay warbaahinta SPA.

Golaha sare ee Sacuudi Carabiya ayaa ugu baaq ay Muslimiinta ku nool Boqortooyada in dayaxa ay baadi goobaan Shalaynimada Khamiista.

Xarunta caalamiga ah ee cilmul falaga ee Dubai ay aa barteeda Twitter ku sheegtay in dayaxa aan Kha miista laga arki doonin inta badan dunida Islaamka, marka laga reebo Galbeedka Afrika oo ay suuragal tahay in la arko haddii la adeegsado qalab casri ah.

Inkastoo khubarada cilmul falaga ay qiyaastooda sheegeen, haddana waxaa suuragal ah in la arko dad indhaha saaray dayaxa oo dhaarin kadib sidaa lagu ciido.

Waxaa sanado hore dhacday in saadaasha cilmu l falaga ay wax badan iska bedashay oo dayaxa la arkay xilli aan la fileyn.

Khubarada ayaa sidoo kale saadaalinaya in dalal ay kamid yihiin Australia iyo Indonesia maalmaha soo socda laga arki doono dayax madoobaad.

Bishii Shacbaan ayaa ku dhammaatay 30 maalmood. Xigasho:- BBC-da

Dowladda Nigeria oo oggolaatay talaalka Duumada ee R21.

Dowladda Nigeria ayaa ogolaatay tallaal cusub oo lagula tacaalo cudurka Duumada, oo ay sheegtay saynisyahano ka tirsan jaamacadda Oxford. Talaaba dan ayaa timid maalmo kadib, markii Ghana ay noqotay wad ankii ugu sawiran ee loo ade egsado talaalka (R21).

Mad axa Hay’adda Qaran ka ee Ma amulka Cuntada iyo Dawooyinka ee dalka Nigeria, Mojisola Adeyeye, ay aashe egtay in tallaalka loo isticmaalo ka nadiifinta Duumada gool, da’doodu u dhaxayso shan bilood ilaa saddex sano – waxay ahaayeen kooxda ugu nug ul. Oggolaanshaha ayaa loo moodaa aan caadi aha yn, maadaama ay timid ka hor daabacaad xogta ma cnaha ee heerka ugu dambeeya tallaalka, taasoo loo malaynayo inay waxtar leedahay 80%.

Dalka Nigeria, ayaa waxaa ku dhinta tirada ugu badan ee uu haleelo cudurka Duumada muuqaalka oo dhan. Cudurku waxaa sannad kasta ugu dhinta in ka badan 6,000 oo qof oo dunida oo idl – qaar badan oo ka mid ah waa Akhriska ku nool Afrikada Saxa raha ka hooseysa.

SHEEKADA SAWIRKA SIDA LAMA FILAANKA AH UGU GUULAYSTAY SAWIRKA ADDUUNKA

.XIGASHADA SAWIRKA,BORIS ELDAGSEN

Ku guuleystaha abaalmarin calami ah oo dhanka farshaxanka ah ayaa diiday abaalmarintiisa ka dib markii uu shaaca ka qaaday in sawirkii u tartankaas kaga qayb gelay uu ahaa sawir uu ku sameeyey bar naamijka dhanka online-ka ee lagu magacaabo AI.

FarshaxanistahaJarmalka ah ee Boris Elda gsen, ayaa ku guulaystay tartan furnaa oo ku saabsanaa hal-abuur ka, gaar ahaan qaybaha sa wirrada taas oo lagu bixinay ey abaalmarinta la yidha ahdo Sonny, toddobaadkii hore.

Waxaana uu sheegay in qorshihiisu ahaa heerka ay ogan kala saarayaashu dhabnimada sawirka iyo sida oo kale in uu abuuro dood ku saabsan sida sa wirrada ay samaynayaan aaladaha online-ka ah ay u waxyeeli doonaan halabuurkii aadamaha.

Qabanqaabiyayaasha abaalmarintan ayaa u she egay BBC News Eldagsen in uu marin habaabiyay taas oo aanay ogayn heerka AI ay ku lug lahaan do ono. Hadal uu soo dhigay bartiisa internetka ayuu Eldagsen ku qirtay inuu ahaa "daayeer dhaban-jibaa ran", isagoo uga mahad-celiyay garsoorayaasha "do ortay sawirkayga oo ay tani ka dhigeen mid taariikhi ah", isagoo su'aal ka keenay haddii mid iyaga ka mid ah "ay garanayo ama uu tuhunsan yahay inay AI- cur iyay".

"Sawirada lagu sameeyo AI iyo sawir qaadidda ca adiga ahi waa inaysan iskula tartamin abaal-mar inaha sidan oo kale ah," ayuu sii raaciyay.

"Waxaa u dhexeeya faqri weyn. AI maaha sawir-qaade.Sidaa darteed ma aqbali doono abaalari ntaas." Sawirka abaalmarinta helay sawir laba gab dhood oo kala jiil ah oo muujinaya xaalad murugo ah.

Isticmaalka AI ayaa beddeshay wax kasta, haddii ay tahay qoraalkii aqoonta ahaa, kii curinta kale ee dhi nacyada fanka sida heesaha ahaa, qaybtii farshaxan ka iyo waaxihii la talintaba iyada oo dad badani u ar kaan in aaladdani qabanayso shaqo badan oo aad amuhu qaban jirey.

Waxaana ay ka mid tahay doodaha ugu casrisan ee xilligan laga hadal hayo bara bulshada.

Afhayeen u hadlay Hay'adda Sawir-qaadista Adduu nka, oo ah qaybta sawir-qaadista ee qaban-qaabiyey aasha farshaxanka Creo, ayaa sheegay in intii lagu ji ray wada-xaajoodka ay la yeesheen farshaxniistahan

ka hor inta aan lagu dhawaaqin inuu yahay guule ystaha, uu xaqiijiyay in sawirkani ahaa "farshaxan caadi ah".

XIGASHADA SAWIRKA,BORIS ELDAGSEN

Farshaxanno iyo sawir qa adayaal badan ayaa ku eed eeya nidaamyada AI inay si aan caddaalad ahayn uga faa'ideysanayaan shaqooyin ka boqollaal kun oo aadan aha ah.

Laakiin kuwa kale waxay si fudud ugu tixgeliyaan barnaamijyada AI sidii qalab oo kale,ama qayb cusub oo farshaxan ah taas oo wax ku darsanaysa waayihii nolosha.



DARUUSTA LA XIRIIRTA AXKAAMTA SAKAATUL FIDRIGA IYO " SU’AALO KU SAABSAN SAKAATULFIDRIGA


1.Waa maxay Sakada Fidridu?

Sakada Fidridu waa mid kamid ah Sakooyinka ku waajibka ah ruuxkastoo uslima oo haysta wax ka badan cuntada Malinta iyo Habeenka Ciidufidrida, waxaana la bixiyaa Salaada Ciidulfidriga kahor.

2.Waa Maxay xukunka Sakada Fidridu?

Xukunka Sakada Fidridu waa ku waajib qofkasta oo Muslima oo haysta cunto ka badan Isaga iyo Caruurtiisa maalinta Ciida iy Habee nkeedaba, waxaana u daliila Xadiiskan:

عن ابن عمر رضي الله عنهما قال فرض رسول الله صلى الله عليه وسلم زكاة الفطر صاعا من تمر أو صاعا من شعير على العبد والحر والذكر والأنثى والصغير والكبير من المسلمين وأمر بها أن تؤدى قبل خروج الناس إلى الصلاة

Ibnu Cumar Ilaahay raali haka ahaadee waxa laga wariyey inuu yidhi: Rasuulkii Ilaahay (N.N.K.H) wuxuu waajibiyey Sakada Fidrida hal galaan oo Timir ah ama Hal galaan oo Qamandi ah, (wuxuuna ku waajibiyey) Adoonka, Xorta, Labka, Dhidiga, Caruurta iyo Waayeelka Muslimiinta, wuxuuna faray inay bixiyaan ka hor intaan Dadku u bixin Salaada (Salaada Ciida).[1]

3.Yay Ku Waajibtaa Sakada Fidridu?

Waxay ku waajibtaa Ruux kasta oo Muslima ha ahaado Adoon, Xor, Lab, Dhid ig, Caruur ama Waayeel, waxaana u daliila Xadiiska Ibnu Cumar:-

عن ابن عمر رضي الله عنهما قال فرض رسول الله صلى الله عليه وسلم زكاة الفطر صاعا من تمر أو صاعا من شعير على العبد والحر والذكر والأنثى والصغير والكبير من المسلمين وأمر بها أن تؤدى قبل خروج الناس إلى الصلاة

Ibnu Cumar Ilaahay raali haka ahaadee waxa laga wariyey inuu yidhi: Rasuul kii Ilaahay (N.N.K.H) wuxuu waajibiyey Sakada Fidrida hal galaan oo Timir ah ama Hal galaan oo Qamandi ah, (wuxuuna ku waajibiyey) Adoonka, Xorta, La bka, Dhidiga, Caruurta, Waayeelka ee Muslimiinta, wuxuuna faray inay bixiyaan kahor intaan Dadku u bixin Salaada (Salaada Ciida.[2]

4.sakada fidridu ma waxay ku waajibtaa fuqarada mise kuwa wax haysta?

sakadu waxay ku waajibtaa ruux kasta oo Muslima, ha ahaado Hanti qabeen ama Faqiir, waxa shardi ah oo kaliya inuu ruuxaasi haysto Cunto ka badan Isaga iyo Caruurtiisa Maalita Ciida iyo Habeenkeeda. Sidaa awgeed qadar ama halb eeg u go’an malaha ee waa cid kasta oo haysta wax kabadan Cuntada Maal intaas Ciidulfidrada.

5.Sakada Fidridu Miyey Ku Waajibtaa Ruuxa Waalan Ama Caruurt A?

Haa, way ku waajibtaa Sakada Fidridu ruuxa Waalan iyo Caruurtaba, waa hadii ay leeyihiin xoolo, hadii kalena waxay ku waajibaysaa cida ka masuulka ah.

6.ilmaha uurka ku jira miyey ku waajibtaa sakada fidridu?

ilamaha Uurka ku jira kuma waajibayso Sakada Fidridu, maxaa yeelay wali muusan dhalanin sidoo kale kuma waajibayso cida Ilmahaas masuul ka ah balse hadii cida Ilmaha masuulka ka ah ay bixiso Sakada Fidridiisa waa wax fiican oo Culumo badan ayaa jeclaystay sidaas.

7.Sakada Fidrida miyaa la niyeystaa sida Cibaadooyinka kale?

Haa, waa inaad niyeysataa inaad bixinayso Sakada Fidrida oo kugu waajibtay Adiga iyo cidii aad ka bixinayso, waxayna guud ahaan soo galaysaa Xadiiskii Nabiga ee ahaa:- إنما الأعمال بالنيات وإنما لكل امرىء ما نوى

Camalada waxa saldhig u ah Niyada, Ruux kastana (wuxuu helaa) wuxuu niyeystay..[3]

Sidaa darteed waxa shardi ah inaad ka niyeyso Qalbiga kadibna aad bixiso Sakada Fidrida.

8.Sakada Fidridu ma leedahay Nisaab ama xad u go’an oo lagu gudo marka ay gaadho?



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip