
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 17-KA ABRIIL 2023-KA
Madaxda IGAD oo shir deg deg ah isugu timid iyo go’aan ka soo baxay
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Ma xamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen madaxda dalalka urur gobole edka IGAD, kuwaas oo ay kaga arrinasadeen ska-hor imaadyada hubaysan ee ka socda dalka Suud aan Shirkan oo ahaa mid madaxdu ay ku yeeshe en habka fogaan aragga ah ayaa Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu la wadaagay hoggaamiyey aasha kale ee dalalka IGAD sida dowladda Soo maaliya ay uga walaacsan tahay xaaladda ka taa gan dalka Suudaan.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa cadeeyey in Soomaaliya ay codkeeda heer gobol iyo heer qa aradeedba ku garab istaagi doonto nabadda, mi dnimada iyo dowladnimada walaalaha Suudaan oo hiil taariikhi ah u muujiyey dadka Soomaaliy eed, waayihii adkaa.
Madaxda dalalka IGAD ee shirkan ka qayb ga lay ayaa isku raacay in si deg-deg loogu diro dalka Suudaan wafdi ka shaqeeya joojinta colaadda iyo billaabidda wadahadallo lagu dhammeynayo caq abadaha jira, si loo celiyo nabadda iyo xasillo onida dalka Suudaan.
Dagaal sokeeye ayaa ka qarxay dalka Suuda an, madaafiicda culus ayaa Dorraad iyo Dorraad la is ku weydaarsanayaa Khartuum iyo magaalo kale oo lagu magacaabo Omdurman.
Ugu yaraan 56 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen iska hor-imaad culus oo ka socda dagaa alkaas, una dhaxeeya ciidamada Sudan iyo ciida mada RSF ah, kaas oo ka dhacay caasimadda Suudan ee Khartoum.
Dagaallada ayaa sidoo kale ku fiday qeybo kale oo dalka ka mid ah oo uu ku jiro gobolka Daafuur oo ay ka jirto xaalad aanan deganayn.
Dagaalka ayaa bilowday xilli aan laga fileyn oo dadka ay si caadi ah u wataan halw-maalmeedko oda. Labada dhinac ayaa midba sheeganaya inuu gacanta ku hayo xarumaha muhimka ah, sida gar oonka diyaaradaha. Diyaaradaha milateriga ayaa duqeeyay xarumo ay ku sugan yihiin xooggaga la dagaallamaya.
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS,Md.Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa Dorraad xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ka cusub ee Dowladda Itoo biya u fadhiya Soomaaliya Mudane Mukhtaar Maxamed Waare.
Danjiraha ayaa guddoom iyaha la wadaagay dhambaal salaan ah oo uu ka waday Guddoomiyaha Ba arlamaanka Federaalka Itoo biya, iyagoo sidoo kale ka wada hadlay xooj inta xiri irka iyo iskaashiga labada dal.
Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Maaliyadda dalalka Iskaashiga Geeska Afrik
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku su gan magaalada Washingt on ayaa ka qeyb galay shir ka Wasiirada Maaliyadda dalalka Iskaashiga Geeska Afrik iyo Saaxibada caal amka sida IMF, Midowga Yurub, Bangiga H. Afrika iyo Bangiga Adduunka. Shirkaan oo qeyb ka ah shirka sanadlaha ah ee la qabto xiliga Guga ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa waxaa diiradda la gu saaray dood ku aadan sidii loo xoojin lahaa is dhexgalka dhaqaalaha dalalka geeska Afrika.
Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri dhinacyada isku haya dagaalka SUDAN?
Madaxweynaha Soomaaliya, Md.Xasan Sh.Maxamuud oo war cusub soo saaray ayaa ka hadlay dagaalka culus ee Sabtidii ka qarxay dalka Suudaan, kaas oo haatan kasii daraya, kuna sii fid ayo meelo horleh, sida ay she egayaan wararka ha dda soo baxaya.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo saaray bayaan ku qor an luqadda Ingiriiska ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo jo ojiyo dagaalka, kadibna wax kasta lagu dhameeyo wadahadal.
"Xaaladda oo lasii huriyo iyo rabshadaha oo la sii kordhiyo kuma imaanayaa xalka caqabadaha ay wajahayso Jamhuuriyadda Suudaan,” ayuu Xa san Sheekh ku yiri nuqul kamid ah war-saxaafa deedka uu soo saaray
Sidoo kale waxa uu farriin u diray beesha caa lamka, isaga oo ugu baaqay inay qaadato doorka kaga aadan dhex-dhexaadinta labada dhinac, si loo qaboojiyo xiisadda Suudaan.
Horay wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaa shiga caalamiga ah ee dowladda federaalka Soo maaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku muujisay, sida ay uga walaacsan tahay isku-dhac yada hubaysan ee u dhexeeya ciidamada iyo xoo gagga birmadka deg-degga ee dalka Suudaan.
"Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lu gta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan col aadda, isla markaana ay is xakameeyaan, ayna guda-galaan wadahadal lagu xalinayo khilaafka, si loo dhowro amniga iyo xasiloonida siyaasadeed,” ayaa lagu yiri bayaanka ay wasaaradda ka soo sa artay rabshadaha ka soo cusboonaaday Suudaan.
Dhanka kale, wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in weli xaaladda ay kacsan tahay, wax aana Dorraad jugta madaafiic culus laga maqlay Om durman oo kaabiga ku haysa caasimada Kharto um iyo Bahri oo iyadana ku dhow. Goob joogayaal ayaa sidoo kale sheegay in rasaas ay ka dhacay say magaalada Port Sudan ee ku taalla dhanka badda cas.
Sidoo kale, ugu yaraan 56 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen iska horimaad culus oo u dhax eeyay ciidamada Suudaan iyo ciidamada RSF ah kaas oo ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Kha rtoum.
Wararka ayaa sidoo kalen intaasi kusii daraya in dagaallada ay kusii fideen qeybo kale oo dalka ka mid ah oo uu ku jiro gobolka Daafuur, halkaas oo ay ka jirto xaalad aanan deganayn.
Si kastaba, dagaalkan ayaa billowday xilli aan la fil eyn, isla-markaana dadka ay si caadi ah u wataan halw-maalmeedkooda.
Yuusuf Madaale oo qaaday tallaabo la xiriirta amniga magaalada MUQDISHO
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa M/Muqdisho, Md.Yuusuf Xuseen Ji mcaale (Madaale) ayaa Habeen hore qaaday tallaabo ka xiriirta sugidda amniga, is aga oo booqday degmoo yinka dhaca galbeedka ca asimada. Korm eerkan ay aa waxaa Md. Yuusuf Ma daale ku weh linayay guddoomiye ku xig eenka amniga gobolka Bana adir, taliyaha ciidanka Booliska Soonaaliye ed, wasiiru dowlaha wasaara dda amniga gudaha iyo qaar kamid ah guddoomiy eyaasha maamul ada degmooyinka.
Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa u kuurgalidda, sida ay uga howlgalayaan ciidamada ammaanka dowladda federaalka iyo Isbeddalka ka muuqda tan iyo markii ciidan gaar ah loo dhiibay nabad-ge lyada deegaanka.
Guddoomiye Yuusuf Madaale oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in howlgallada cusub ee ay wadaan ciidanka lagu soo tababaray dalkan Uganda ee Booliiska sida Militariga u tababaran uu wax badan ka beddalay amniga magaalada ca asimada ah ee Muqdisho.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay inay si wanaags an ula dhaqmeen dadka rayidka ah, isla-markaa na ay la yimaadeen niyad wanaag ay kula shaqe yn karaan bulshada rayidka ah.
Waxaa kale oo uu intaasi ku daray inay mee sha ka saareen kooxihii burcadda ahaa iyo ciyaal-weerada dhibaatada ka waday degmooyinka go bolka Banaadir.
"Qalbiga furan iyo gacmo furan ayaan idinku soo dhaweyneenaa, 24 saac waxaa loo taagan ya hay in kalsooni aan ka kasbano shacabkeenna oo aan ku heli karno marka ay arkaan wanaaggeena, dhimrinteenna iyo u shaqeynteeda, waxa aad me esha ka saarteen kooxihii burcadda ahaa ee dad ka Soomaaliyeed dhibka ku hayay naftooda iyo Maalkooda” ayuu yiri Duqa Muqdisho.
Dhankiisa wasiiru dowlaha wasaaradda am niga gudaha, Maxamed Cali Xagaa oo madasha ka hadlay ayaa boggaadiyay ciidamada cusub ee ka wareegay amniga caasimada, waxaana uu tilm aamay inay ku guuleysteen wajiga koowaad ee howlgalka.
Sidoo kale waxa uu carabka ku dhuftay inay ga rab istaagi doonto dowladda federaalka, isla-mar kaana ay soo booqan doonaan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha dalka.
"Waan ku faraxsanahay in aan idinla kulano, waxa aad gacanta ku heysaan amniga mustaqbal ka ummadda, askariga waa badbaadiyaha shacab ka oo waxa aad habeen iyo maalin u taagan tihiin inaad badbaadisaan dadkiina iyo dalkiina, wajiga koowaad waad ku guuleysateen waxaana rajeyn eynaa in inta dhiman aad heysaan, Madaxweyna ha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa idin soo booqon doonna waxa aan idinku imaanay in aan idin ga rab istaagno” ayuu isna yiri wasiir Xagaa.
Amniga magaalada Muqdisho ayaa haatan soo hagaagayo, kadib qorshaha cusub ee ay la timid dowladda federaalka, waxaana Dorraad ciidamada ammaanka ay ku guuleysteen inay fashiliyaan mo oto sidday qaraxyo, taas oo ay ku dhinteen sadd ex nin oo la socday, kadib markii ay kula qaraxday waaxda General Daa’uue ee gudaha degmada Xamarjajab.
Ruushka oo ku baaqay xabbad joojin deg deg ah oo laga sameeyo Suudaan
Ruushka ayaa sheegay in uu aad uga walaa csan yahay "Waxaan ku boorineynaa dhinacyada isku haya colaadda inay muujiyaan rabitaan siya a sadeed iyo xakameyn iyo inay qaadaan till aa booyin degdeg ah oo ku aaddan xabbad-joojin,” ayay wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ku sheegtay hadal ay ku baaqday wada-xaajood.
Ruushka ayaa sheegay in safaar adooda caasimadda Khartoum ay sii wadato shaqadeeda, iyadoo la qaadayo tallaabooyin amni. Ma jiro muwaadiniin Ruush ah oo wax ku noqday iskahorimaadyada ka socda waddanka Afrika, ayay tidhi
Madaxweyne Xasan Oo Ku Dhawaaqay Had al Saameynaya Wadahadalada Somaliland
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Ma xamuud ayaa markii u horeysay si rasmi ah uga had lay wadahadalada la filayo inuu la yeesho ma dax weynaha maamulka Somaliland.
Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu diyaar u ya hay wadahadalka, wuxuuse meesha ka saaray ra bita anka Somaliland ee ah iney ka go’aan Soom aaliya inteeda kale.
"Diyaar ayaan u ahay in aan wadahadal fool-ka-fool ah la yeesho madaxwe yna ha maamulka Somaliland, Muu se Biixi Cabdi. [Laakiin] marka ugu dambeysa ma jire yso kala go’itaan, waxay qeyb ka yihiin Soomaaliya” ayuu yiri madaxw eynaha. Si kastaba, Jabuuti ayaa lagu wadaa iney marti ga liso wajiga koowaad ee wadahadalada, mad axwey ne Xasan ayaa ergay gaar ah u magacaabay wad ahadalkan, waana C/kariin Xuseen Guuleed, iya doo Somaliland ay soo dhaweysay.
Wadahadalka ayaa ku bilaabanaya xili Somal iland ay dalbaneyso go’itaan iyo xukuumada Muq disho oo madasha la tageyso in tabashadooda la xaliyo, Jamhuuriyada Soomaaliyana ay kasii mid aha adaan.
Taliye Shub oo go’aan culus kasoo saaray ilaalada masuuliyiin ka tirsan DF
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jener aal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa soo saaray go’aan uu ku dalbanayo in shaqada lagu soo cel iyo 25 askari oo ilaalo u ah xildhibaano ka tirsan baarla maanka Soomaaliya.
Jeneraal Mahad oo Dorraad shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in sh aqada uu ka joojinayo, mu shaark ana ka jari doono askarigii ku soo laaba waaya shaqada ciid anka 10 cisho gudahood.
Taliyaha oo hadda la wareegay xilka, kadib markii dib loogu magacaabay ciidanka ayaa shee gay in ta liska uu ugu tegay liiska 25 askari oo ku maqan (er eg) kuwaas oo ilaalo u ah xildhibaano ka tirsan baa rlamaanka.
"Anagu xaq uma lihin in masuul aan ilaalo sii no, markii aan xafiiska ka tegayna hal askari ban aanka kuma maqneyn oo ereg kama tegin, hadda waxaa er eg ku maqan 25 askari, oo la kala socota xildhibaano iyo wasiirro,” ayuu yiri Jeneraal Ma had.
Wuxuu sheegay in masuuliyiintaas ay booliska xaq ugu leeyihiin inay askar ereg ah ka qaataan, bal se aysan Asluubtu bixin ciidan ereg ah, "Looma ogo la Asluubta inay ereg noqdaan,” ayuu yiri.
Wuxuu sheegay in askarta Muqdisho joogta uu shan maalmood u qabtay, kuwa gobollada jirana 10 maalmood, "Ninka ay la joogaanow, iska soo dir ask artaas ha dhibaateyn, anigu waqtiga aan u qab tay ninkii ku imaan waaya mushaarkana waan ka jaraa, waana ruqseynaa,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Tal iyaha Asluubta.
Wuxuu sheegay in ciidankaas uu shaqo u dirsa nayo, "Nin aan fadhigiisa joogin oo shaqada ciidan ka Asluubta aan heynin, kama mid noqonayo cii danka,” ayuu yiri.
Wuxuu sheegay in dalku dagaal galay oo ciidan kasta la diyaarinayo, "Markii nala dhaho ciidan hal ka as la geeyo keena, 50 askari ayaa fasax nooga maq an cid naga yeeleysa ma jirto,” ayuu hadal kiisa ku sii daray Jeneraal Mahad.
Muuse Biixi oo caalamka u caddeeyay mowq ifkiisa dagaalka Laascaanood
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan xasaasi ah oo habka foga an arag ah la qaatay safiiro, safiir ku-xigeeno Iyo diblumaa siyiin kala duwan oo dalalka Yurub u bad an Safii rada uu madaxweynaha la qaatay kulan kaan ayaa ka kala socday waddamada Finland, France, Germ any, Ireland, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, United Kingdom, United States of America iyo sidoo kale wakiilka socday Euro pean Union.
Kulanka madaxweyne Muuse Biixi iyo wakii lada beesha caalamka ayaa inta badan waxaa lo oga had lay dagaalka ka taagan magaalada Laas caanood ee xarunta gobolka Sool, iyada oo mada xweynaha uu wakiilada caalamka u cadeeyay mo wqifkiisa ku aa dan collaadda ka taagan halkaasi.
Madaxweynaha ayaa waxa uu ka warbixiyey talla abooyin kala duwan oo uu sheegay in xukuumadd iisa ay u qaaday dhinaca nabadda iyo xasilloonida Laascaano od, taasi oo qeyb ka tahay ergo uu ma amulkiisa u diray dhinaca ay is-hayaan ee ku sugan Laascaanood, sida uu sheegay.
"Xukuumaddu waxay u dirtay magaalada Laas ca anood wafdi wasiirro ah si loo xalliyo arrinta laa ascaanood, wada-hadalna ay ula furaan ma daxda dhaqanka. Madaxda dha qankuna way ku gacan saydh een,” ayuu yiri madaxweyne Muuse Biixi.
Muuse Biixi ayaa dhankiisa waxa uu xaqiijiyay in xukuumaddiisu diyaar u tahay xal nabadeed oo laga gaaro colaadda sii daba-dheeraneysa ee ka taagan xarunta gobolka Sool.
Waxa uu sheegay in xukuumaddiisa ay oggolaa tay si bilaa shuruuda in garaaddadii muddada dhe er ka maqnaa Laascaanood inay soo galaan mag aalada si ay qayb uga noqdaan nabad ku soo dab aalidda magaalada, hase yeeshe nasiib darro ay magaalada la soo galeen calan dowlad kale, hub iyo ciidan, sida uu sheegay.
"Tallaabadaasi waxay uga sii dartay xaaladii mar kaa taagnayd ee ay ahayd inay dejiyaan,” ayuu mad axweyne Muuse Biixi u sheegay wakiil ada beesha caalamka ee ka qeyb-galay.
Diblumaasiyiintan ayaa waxa uu sheegay in xuku umaddiisu ay oggolaatay shirkii ay ku baaqe en wax garadka Laascaanood, kaasi oo ay markii hore u ar kaysay inuu qayb ka noqon-doono dad aallada nab adaynta, balse waxa uu shirkaasi noq day mid lid ku ah Qarannimada Somaliland iyo na badii ay ku naa loonaysay Laascaanood shan iyo Toban kii sanno ee u danbeeyey, sida uu she egay.
"Xukuumaddu waxay go’aansatay oo ay ka saart ay Magaalada Laascaanood gudaheeda dham maan ciidamadeedii kala duwanaa, si loo yareeyo khasaar aha. Waxay ku baaqday fulisayna xuku umaddu xa bad-joojin bilaa shuruud ah, ka dib mar kii garaadadu ku baaqeen dagaalka ka dhanka ah Somaliland.”
Somaliland ayaa sidoo kale ka dhawaajisay in ay aqbashay dhex-dhexaadintii dowladda Itoobiya, ayna ka ogolaatay ergadii ka socotay dowladdaasi in laba da dhinac isugu tagaan Addis Ababa, hase yeeshe ay ka suurto-geli weyday arrintaasi dhina ca garaada da, sida uu madaxweynaha uu she egay.
Safiirrada, ku-xigeenada iyo diblumaasiyiintu wakiiladda caalamka ayaa ugu dambeyntiina uga mahad-celiyay madaxweyne Muuse Biixi inuu ka ajiibay kulankaan, oo dalabkiisa ay iska lahaay een. Si kastaba, Dagaalka magaalada Laascaan ood ay aa galay bishii saddexaad, waxaana gebi ahaanba bur buray waan-waan iyo dhex-dhexaa din lagu rabay in xal looga gaaro xiisad da dagaal ee halkaasi ka taagan, waxaana weli duleedka ma gaalada isku horfadhiya ciidamada 2a dhinac. Ciidamada DF oo weerar ku dilay 9 ka tirsa naa Al-Shabaab, kadibna…
Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya wee rar qorsheysan oo ay Dorraad ciidamada dow ladda iyo kuwa Macawiisleyda ku qaadeen far iisimo ay ku sugnaayeen xoogaga Shabaab oo ku yaalla agag aarka deegaan ka Budbud ee gobolka Galgaduud ee barta maha Soomaaliya. Howlgalkan ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen Al-Shab aab oo ku yaalla tu ulada Xaawo Gacal oo hoostegta deegaanka Bud bud oo ay Dorraad la wareegeen cii damada huwanta ee haatan howlgallada ka wada go bollada Galgaduud iyo Mudug. Warbaahinta dowl adda ayaa sha acisay in weerarkan khasaare culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab, isla-markaana looga dil ay 9 xubnood, ka dibna la burburiyay fariisimo ay ku lahaayeen halkaasi.
"Ciidamada ayaa howlgalkaas qorsheysnaa ku dilay 9 ka tirsan Maleyshiyaadka Khawaarijta wa xaa na la burburiyay fariisimihii ay deegaankaas ka ga sugnaayeen, iyadoo hadda wali la sii baacsa nayo” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ay baa hisay warbaahinta qaranka.
Sidoo kale saraakiisha ciidamada Xoogga dal ka ayaa sheegay in weli uu socdo howlgalka, isla-markaana ay faahfaahin guud ka bixin doonaan marka uu soo dhammaado.
Dhanka kale, ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay Al-Shabaab oo ku aadan howlgalkaas ee ay guulaha ka sheegteen ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawi isleyda ee ku sugan Galmudug.
Xaaladda ayaa haatan mid aad u kacsan, wax aana lagu soo warramayaa in weli dhaq dhaqaaq yo iska soo horjeedo laga darermayo qaybo bad an oo ka mid ah gobolka Galgaduud.
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo todobaadyadii lasoo dhaafay deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab ayaa weli howlgallo amni xaqiijin ah kasii wada koonfurta iyo barta maha dalka Soomaaliya.
Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa si dardar leh ku socday howlgalll ay gobolka Galgaduud ka wa daan ciidan Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo ka talaabay gobolka Shabeell ada Dhexe, wax ayna qor sheynayaan inay koox da sii baacsadaan illaa Cee lbuur.
DFS oo digniin u dirtay Muwaadiniinta Soomaali yeed ee ku dhaqan Dalka Sudaan
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Khartuum ee Dalka Suudaan ka gadaal markii uu halkaas ka bilowday dagaal u dhaxeeya Ciidanka Dowladda.
Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu yiri, "dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Suudaan in ay taxadar iyo feejignaan dheeraad ah muujiyaan, isla markaana ay raacaan dhammaan tilmaamaha ka soo baxa Safaaradda JFS ee dalka Suudaan.”
Sidoo kale qoraalka ka so baxay Wasaaradda Arr imaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS ay aa waxa ay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ugu baaqd ay in ay xiriir joogta ah la sameeyaan Wasaaradda iyo Safaaradda.
Dagaalka ka socda Magaalada Khartuum Caasim adda Suudaan ee galay Maalintii labaad waxaa ku dhintay ugu yaraan 27 ruux halka ay ku dhaawacme en in ka badan 170 kale, DFS ayaa ku biirtay dhina cyada ka walaacsan xaaladda kasoo cusboonaatay Dalkaas.
War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha JS Xasan Sh. Maxa muud uu ka walaacsan yahay xaaladda iyo khalalaas aha kasoo cusboonaaday Jamhuuriyadda Suudaan.
Bayaanka ka soo baxay Dowladda ayaa dhinacya da ku dagaalamaya M.Khartuum loogu baaqay inay wadahadal galaan isla markaana kawada xaajood aan waxyaabaha ay isku heystaan si looga hortago dagaal dhiig ku daata oo kasii socda Suudaan.
Isku dhaca ayaa yimid kaddib markii Kooxda la magac baxday Ciidamada Gurmadka Degdega ah ee Suudaan ee loosoo gaabiyo RSF ayaa ku dhawaaqd ay in ay gacanta ku dhigtay xarumaha muhiimka ah in kasta oo sheegashadeeda waxba kama jiraan uu ka dhigay Taliska Militariga ah ee Afgambiga ku qabsaday Oktoobar 2021.
Wariye Cabdirshiid ”Joojiya Mashruuca Qabuuraha !…”
Asc waxaan rabaa inaan halkaan ka Saxo Shii kh Abdaal Magaciisu waa Shiikh Axmed Shiikh Cali Gureey oo loo yaqaan (Abdaal) Hooyo Faadu mo ow Xasan Macalin Eybakay. Wuxuu ku Dha shay Tuulada Xaaji Cali Degma da Cadale waana Caan Reer Shiikh Cali GUREEY waa shiikh ilaa Jabuuti Xir ku leh oo caan ah. Waxaan Ku Bartay Harg eysa Wiilkiisa Shiikh Ilyaas Sh Axmed iyo Mayan & Safiyo Shiikh Axmed oo Deganeyd Hargeysa Suuqa IDAACADA Abtiyaalo waxaa u ah Isaaq (a rab) waxaan ku Booqday Hoygeeda Alaha u Na xariistee Shiikha Axmed Faraciisa ayaa Joogo Dhalasho ahaan Waa Maxamed Cali Cismaan (Ha rti Abgaal) waa Cabdala Caroone.
Tuulada ayaa loogu magac daray marka yaan lagu Been abuuran Qabuuraha waana la Heli ka raa Xirtiisa iyo Dadka uu ka Dhashay Shiikh Axm ed Abdaal.
Waxaa aad u yaqaan Reer Boorama oo ka Mid ah Xirtiisa illa Cusbada Jabuuti sidoo kale waxaa laga wareysan karaa Xirta Shiikh Baladka Jabuuti Shiikh Cumar Faarax kana mid ahaa Halgamaya shii Xuriyad gaarsiinta Dowlada Jabuuti.
Alaha u Naxariistee sidoo kale waxaa la ga Wa reysan karaa Walaalahey Cabdala Caroone uu ka Dhashay Shiikha Halkaas ku Duugan Alaha u Nax aaristee waa Taariikh saxan oon la Marin Habaa bin karin haloo Duceeyo Qabiil Xirtiisa ayaa u ah oo nooga Dhaw Mahadi haka Gaartee Qalinkii” Wariye Cabdirashiid Cali Maalin.
Jenaraal Biixi "Wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Shabaab waa ka abaabul iyo awood badan yahay wajigii hore"
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka So omaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab & guulaha ciidanka dowladda ay gaareen saa ca dahii lasoo dhaafay.
Janeraal Maxamed Tahliil Biixi ay aa ugu horeyn sheegay in wajiga lab aad ee howlgalka ka dhanka ah Urur ka Al-shabaab ee haatan ka socda qeyba ka mid ah gobolada dalka inuu ka kulul yahay wajigii hore.
"Ciidanka Dorraad dagaalamaya cadow ma hor istaagi karo, Wajigan labaad ee dagaalka waa ka abaabul iyo awood badan yahay wajigii hore oo qo rshe adag ayaan u diyaarinay” ayuu yiri Je. Biixi.
Taliyaha ayaa sidoo kale faahfaahin kan bixiyay howlgalo culus oo ay ciidamada dowladda kula wa reegeen deegaano ka tirsan Bariga gobolka Gal gaduud oo xaduud wadaag la ah gobolada Hiiraan iyo Shabeelllaha Dhexe.
"Guulo muhiim ah ayaan gaarnay oo dharbaaxo ayaan la dhacnay Shabaab, Dorraad ciidankeenu wuxuu joogaa dhul aad u muhiim ah, tusaale wa xaa idin kugu filan Budbud oo aan qabanay waxay isku socodka Khawaarijta u ahayd muhiim. Wax aan shacabka Soomaaliyeed u sheegayaa ciidan ku wuxuu ku socdaa si xowli ah, waxaana ku ciidi doonaa magaalooyin waaweyn oo hadda ka maq an gacanta dowladda ” ayuu yiri hadalkiisa sii raac iyay Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Biixi.
Wuxuu sidoo kale uu xusay in ciidanka xoogga dalka in howlgalada iyo guulaha ay gaareen ay ku garabsiin hayaan shacabka Soomaaliyeed, isago ona tilmaamay in kooxda Shabaab haatan ay yih iin waxa uu ugu yeeray naf la caari "Xogta wax aa na siiya shacabka, ilaa Ceelbuur kuwa naga soo wacaya waxaan leenahay deg deg ayaan idiin soo gaareynaa, han sugi waayina” ay uu yiri Jen Biixi.
Hadalka Jeneraalka ayaa imaanaya, iyadoo cii damada dowladda oo kaashanaya kuwa dadka de egaanka ay saacadahii lasoo dhaafay gacanta ku dhigeen dhul balaaran oo ka tirsan Galgaduud oo ay kala wareegeen Ururka Al-shabaab.
Madaxweyne Muuse Biixi oo war cusub ka soo saaray doorashada SOMALILAND
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Cabdi ayaa war cusub kasoo saaray doorashada maamulkaasi oo dib uga dhacday waqtigeedii, ka dib wareysi uu siiyay France 24.
Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday in xuku umaddiisa ay u diyaar garowday doorashada gu ud, si meesha looga saaro khilaafaadka ka dhashay qabsoomideeda.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay diyaariyeen dhaqaalihii ku bixi la haa doorashada, isla-markaana aanu rabin in kursiga uu sii fad hiyo. Madaxweynaha oo carab baabay cadadka la cagta ayaa sheegay inay gaareyso illaa $10 milyan, isla-markaana ay haatan ku jirto miisaaniy adda sanadkan, sida uu ku dooday. "Dowladday du 10 milyan oo dollar ayay u diyaarisay sannadk an doorashooyinka, miisaaniyada ayay ku jirta, ta asi waa hal ku dhaga siyaasiyiinta uun, macanga cnimo iyo in wakhti dheer la joogo ma aaminsani” ayuu wareysigan ku yiri Madaxweyne Muuse Biixi.
Waxaa kale oo uu ugu baaqay guud ahaan Umm adda Somaliland inay muujiyaan deganaan, una diyaar garoobaan dhankooda doorashada soo so cota oo ah mid xasaasi ah.
Doorashada madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa muddooyinkii u dambeeyay ka taagnaa khi laaf u dhexeeyay xubnaha mucaaradka iyo xukuu madda, kuwaas oo isku fahmi waayay doorashada iyo xilliga la qabanayo.
Muranka ayaa sidoo kale kasoo kasii daray markii Golaha Guurtida ay muddo laba sanno ah ugu dareen madaxweyne Muuse Biixi, taas oo ay ka biyo diideen xisbiyada Ucid iyo Wadani.
Si kastaba, doorashada ayaa la filayay inay dha cdo 13-kii November, 2022-kii, balse dib ayay u dhacday, waxaana arrintaas ka dhashay mudah araadyo ka dhacay gudaha Somaliland.
Wararkii ugu dambeeyey dagaalka SUDAN iyo cidda ku gacan sarraysa
Jugta madaafiicda culus ayaa aroornimadii Ax adda Dorraad ah laga maqlayay Omdurman, oo ka abiga ku haysa magaalada Khartoum, iyo Bahri oo iyadana ku dhow. Goob joogayaal ayaa sidoo kale sheegay in rasaas ay ka dhacaysay magaalada Port Sudan ee ku taalla bad da cas.
Dadka deggan Kharto u mayaa sheegay inay ar ga gax iyo cabsi ku dhacday iy adoo mid ka mid ah uu tilm aamay in rasaas lagu soo riday guriga der iska la ah.Dhinaca kale, ugu yara an 56 qof ayaa la xaqiiji yay in ay ku dhinteen iska horimaad culus oo u dhaxeeyay ciidamada Sudan iyo ciidamada RSF ah kaas oo ka dhacay ca asimadda Suudan ee Khartoum.
Dagaallada ayaa sidoo kale ku fiday qeybo ka le oo dalka ka mid ah oo uu ku jiro gobolka Daa fu ur oo ay ka jirto xaalad aa nan deganayn.
Dagaalka ayaa bilowday xilli aan laga fileyn oo dadka ay si caadi ah u wataan halw-maalmeedk ooda. Labada dhinac ayaa midba sheeganaya in uu gacanta ku hayo xarumaha muhimka ah, sida garoonka diyaaradaha. Diyaaradaha milateriga ayaa duqeeyay xarumo ay ku sugan yihiin xoogg aga la dagaallamaya.
Xooggaga Dacmu Sariic ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan saddex garoon, hooyga taliy aha ciidamada iyo madaxtooyada, hase yeeshee waxaa sheegashadaas beeniyay hoggaamiyaha Sudan, Jenaraal Cabdifitaax Al-Burhaan oo u war ramay telefishinka Al-Jazeera.
Maxaa la isku hayaa?
Labada janan ayaa wixii ka dambeeyay afgembigii dhacay October 2021 waxa ay Sudan ku xuku mayeen gole ka kooban taliska milateriga.
Xooggaga Dacmu Sariic waxa ay si toos ah uga amar qaataan hogaamiye ku-xigeenka golaha, Je neraal Maxamed Xamdan Daqalo, halka mila teriga uu u taliyo Jeneraal Cabdifitaax al-Burhan oo ah madaxa golaha talada haya.
Heshiis ku aaddan in xukunka lagu celiyo dowlad rayid ah ayaa socon waayay kadib markii ay lab ada janan isku khilaafeen qaabka ciidamada gur madka degdega ah loogu biirinayo milateriga Su dan.
Ciidanka gaarka ah ayaa doonaya in ku biiridda ay dhacdo 10 sano kadib, hase yeeshee milater iga ayaa doonaya in hawsha lagu soo gebagabee yo laba sano gudahood.
Beesha caalamka ayaa muddo waday dedaal lagu dejinayo xiisadda ka taagan Sudan iyo sidii xukunka loogu dhiibi lahaa xukuumad rayid ah.
Maraykanka iyo Britain ayaa sheegay in ay ka wal aacsan yihiin dagaalka ka socda Khartuum, loona baahan yahay in xaaladda la dejiyo.
Dowladda Itoobiya oo sheegtay inaan la arki karin Ciidamo la yiraahdo "Ciidanka Liyuu Booliska degaannada"
Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya Birhanu Julla oo la hadlay Warbaahinta ay maamusho dow laddu ayaa sheegay inaysan jiri doonin oo aan la arki karin isla markaana wakhtigoodii uu dhamaad ay Ciidamada Liyuu Booliska ee ay gaar u lahaan jireen dowlad degaannada dalka Itoobiya.
Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in lasoo ga bo gabeeyay qorshihii dib loogu habayn lahaa Cii damada Gaarka ah ee degaannada, isla markaan a si guud la isula qaatay in Ciid amada Liyuu bool iska lagu kala daro saddexda hay'adood ee sharc iga u leh sug idda amniga dalka iyo degaanna da, kuwaas oo kala ah Millitariga dal ka, Federal Booliska iyo Booli ska maxalliga ah ee degaannada dal ka Itoobiya.
Qorshahan cusub ee dib loogu ha baynayo Cii damada Liyuu Boo liska ayay dowladda Itoobiya ku sheegtay in looga danleeyahay in dalka laga hir galiyo Ciidamo adag oo suga amniga guud ahaan dalka Itoobiya, iy adoo hadda kadib ay meesha ay ka baxayso Cii damo Liyuu Boolis ah oo sugaya amniga degaa nnada iyo dalka Itoobiya.
Balse arrin kaa ka duwan ayuu Madaxweyne Mustafe Cagjar dhawaan u sheegay Ciidamada Li yuu Booliska Soomaalida, isagoo xusay in Cii dam ada Liyuu Booliska degaanka Soomaalida ay sido oda ahaanayaan, kaliya laga badali doono dir ays ka iyo magaca oo ay kamid noqonayaan Bool iska caadiga ah ee degaanka Soomaalida iyagoo hay sta hubkoodii iyo saanadii ay horey u hays teen.
Ciidamada Liyuu Booliska ayaa waxaa la aasa asay sannadkii 2006dii iyadoo degaankii u horreey ay ee Liyuu Boolis laga dhiso uu ahaa dowlad deg aanka Soomaalida, wakhtigaa oo sababtii loo aa saasay ay ahayd inay la dagaallamaan Jabha dihii wakhtigaa ka howlgali jiray degaanka oo ay kamid ahayd Jabhadda ONLF.Si kastaba ha ahaatee, ar rintan lagu kala dirayo Liyuu Booliska ayaa waxay kusoo hagaagaysa xilli wali gobollada qaarkood ee ka tirsan dalka Itoo bi ya ay ka taagan tahay ba ahiyihii loo sameeyay Li yuu Booliska, isla marka ana ay wali jiraan Jab ha do ka howlgala degaan nada qaar oo kamid ah dal ka Itoobiya, taas oo laga cabsi qabo haddii ay Liy uu Boolisku meesha ka baxaan inay halis amni imaan karto.
Siyaasi iyo walaalkiis oo si toos ah loo toog tay iyagoo ku guda jira shir jaraa’id
Siyaasi hore oo u dhashay dalka Hindiya, oo la gu helay fal afduub ah, ayaa si toos ah loo toog tay, isagoo TV-ga ka hadlayey isaga iyo walaalkii.
Atiq Axmed, oo ay booliisku galbinayeen, ayaa isagoo la hadlayay warfidiyeenada, wa xaa loogga toogta bistoolad madaxa, xilli uu ku sugnaa Prayagraj, oo loo yaqaano Allahabad.
Kadib markii uu falku dhacay habeenimadii sab tida, ayaa waxaa si deg deg ah isku soo dhiibay saddex nin oo wariyaal iska soo dhigay, kuwaasi oo xabsiga la dhigay.
Wiil dhalinyaro ah oo uu dhalay Axmed, ayay booliisku toogteen maalmo ka hor.
Daraasiin kiisas ah, oo ay ku jiraan afduub, dil iyo baad, ayaa la diiwaan geliyay ee uu ku kacay Atiq Axmed labaatankii sano ee la soo dhaafay.
Maxkamad maxali ah ayaa isaga iyo labo kale ku xukuntay xabsi daa’in bishii March ee sanad kan, kadib markii lagu helay kiis afduub.
Axmed ayaa horay u sheegtay inay jirto khatar naf tiisa uga imanaysa booliiska.
Muuqaalka tooska ahaa, ayaa muujinaya Axm ed iyo walaalkii, Ashraf, oo labaduba katiinaday san, iyagoo saxafiyiinta la hadlaya xilli ay u socd een baaritaan caafimaad dhanka isbitaal, ilbiriq siyo ka hor inta aan labadooda la toogan.
Muuqaalkan oo si weyn looggu faafiyay baraha bulshada iyo TV-yada, Axmed, ayaa la weydiiyay inuu ka qeyb galay aaska wiilkiisa iyo in kale.
Erayadii ugu dambeeyay ee uu kamarada ku yiri waxay ahaayeen: "Nama ayan qaadin ciidanka xa bsiga, markaa ma aan tagin xabaasha wiilkeyga.”
Saddexda nin ee loogga shakisan yahay inay wee rarka geysteen, ayaa goobta ku yimid mooto, sida ay booliisku sheegeen. Waxaa sidoo kale goobta ku dhaawacmay askari ka tirsan ciidamada boolis ka, iyo wariye ka tirsan warbaahinta.
Ka dib dhacdadii habeenkii sabtida, wasiir Yogi Adityanath, ayaa wuxuu amray in maxkamad la soo taago xubnihii ku kacay dilka, wuxuuna mam nuucay isu imaatinka ballaaran ee degmooyinka gobolka Uttar Pradesh, si loo xaqiijiyo xasiloonida iyo nabadda.
Khubarada ayaa su’aalo badan ka keenay sida nin lagu dili karo warbaahinta iyo booliiska horto oda. Weriyaha BBC Hindi ee Anant Zanane, ayaa ka soo tabiyey Prayagraj in magaaladu ay ku jirtay xaalad deg deg ah Xigasho Bbcda
Orodyahanadda heerka caalami ee dalka Spain oo 500 oo maalmood ku nooleed God.
Orodyahanadda heerka caalami ee dalka Sp ain ,ayaa ka soo baxday god, kadib markii ayshan boqol oo maalmood ay ku qaadatay god iyada oo aan wax xiriir ah la yeelan bini’aadamka, taasoo noqon karta rikoorka cusub ee adduunka. Markii Beatriz Flamini ay gashay godka Granada, Ruu shku kuma soo duulin Ukraine, duniduna wali wa xay ku jirtay dhibaatada masiibada ee cudurka Covid19. Waxay ka mid ahayd tijaabo ay say nisyahannadu si dhow ula socdeen. "Waxaa dunida ii gu war danbeysay taariikh du markii ay ahayd bisha Noofambar 21, 2021.Lama socda haatan wixii ka dha cay adduunka xiligaa ka dib,” ayay tiri ka dib markii ay ka soo baxday godka. Ms Flamini, oo 50 jir ah, ayaa waxay godka gashay iyada oo 48 jir ah.
Waxa ay wakhtigeeda ku qaadatay godka 70m (230ft) ee gunta dheer, iyadoo samaynaysay jimi csi, sawirid iyo xirashada koofiyadaha dhogorta leh. Waxay heysatay 60 buug iyo 1,000 litir oo bi yo ah, sida ay sheegeen kooxdeeda taageerta.
Waxaa kormeeray koox cilmi-nafsi-yaqaanno ah, cilmi-baarayaal, xeel-dheerayaal – khabiiro ku ta khasusay daraasadda godadka – laakiin midk ood na waa khuburadee, lama xiriirin iyada. Muuq aal uu duubay TVE-ga Isbaanishka, ayaa muujin ayay iyadoo kasoo baxaysa godka, oo markaa dhoola cadeynaysa, ka hor intaysan isku duubin kooxde eda. Iyadoo wax yar ka dib hadlaysay, wa xay ku til Dorraady khibradeeda mid aad u wanaa gsan, oo aan la loodin karin.
"Waxaan aamusnaa sanad iyo bar, qofna lama hadlin laakiin naftayda,” ayay tiri, iyadoo saxafiyii ntu ay ku cadaadiyeen faahfaahin dheeraad ah. Fl amini ayaa miisaan keedu uu hoos u dhacay, iya doo sheegtay inaanay qubeysan muddo gaaraysa sanad iyobar.
Baadari loo haysto dhimashada dad cuntada ka soomayilaa ay dhinteen si ay ula kulmaan Nebi Ciise.
Baadari Keenyaan ah oo muran badan dhaliy ay, ayaa lala xiriiriyay afar qof oo gaajo u dhintay, ka dib markii uu raacay caqiido diimeed oo xagjir, iyadoo markii
danbe la xiray. Makenzie Nthenge, ayaa lagu ee deeyay inuu ka dambeeyay awaamiir cibaadaysi oo dhanka diinta ah, oo ka dhacday gobolka xeeb ta ee Kilifi, kaasoo xertiisa la sheegay inay diyaar u ahaayeen inay soomaan, si ay u geeriyoodaan. Tani ayaa timid, ka dib markii uu ku qanciyey baa dariga inay tahay wadiiqo gaaban, oo ay kula ku lmi karayaan Ciise. Kow iyo toban qof oo aad u bu k,a oo lala xiriirinayo mur anka ka taagan Kaniisadda "Wanaaga Caalamiga ah” ayaa haatan waxaa lagu ba xnaaninayaa cusbitaalka, ka dib markii laga soo badbaadiyay meel tuulo ah. Qaar ayaa la sheegay inay 21 maalmood cuntada ka soomeen. Nthenge ayaa waxa uu sheegay in uu xiray dhismihiisa kaniisada sanadkii 2019-ka, balse sidoo kale u wareegay dhanka talefishinka oo uu maamulo kanaal YouTube ah, kaasoo u mu uqda inuu soo jiitay dad raacsan isaga, kuwaasoo ku kala sugan boqolaal mayl.
Bishii la soo dhaafay, Nthenge, ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta dhimashada laba carruur ah, oo waalidkood ay ku biireen kaniisadda, wax aana la rumeysan yahay inay ku biireen hanna ankiisa waxbarista ee diinka Kiristaanka. Waa uu diiday eedeymahaas, waxaana lagu sii daayay damiin. .
Saameeyste TikTok ah oo lagu qasbay inay raaligelin ka bixiso ka dib markii uu ka been sheegtay Nolosheyda
Saameeyste TikTok ah ayaa lagu qasbay inay raaligelin ka bixiso "faan” ka dib markii ay shaaca ka qaaday inay iibsatay guri aan deyr lahaynoo aan deyn iyadoo jirta 21.
Katylee Bailey, oo ka timid Bradford, ayaa TikTok la wada agtay muuqaal TikTok 2.8 Mil yan oo raacsan, kaas oo tusiyay iyada oo la soo baxaysa dhalo konfetti ah si ay ugu dabaaldegto tillaabadii ugu horreysay ee ay ku soo gasho jaranjarada guriga.
Fiidiyowga, kaas oo cinwaan looga dhigay "Gu usha ugu weyn ee noloshayda. Waa kan cutubka ygii cusub,” ayaa lagu ururiyay ku dhawaad afar Milyan oo aragtiyood goobta.
Laakiin Ms Bailey, oo ka baxday jaamacadda oo hadda si buuxda uga shaqeysa abuuraha waxy aabaha ku jira TikTok, ayaa waxaa dhaleeceeyay qaar ka mid ah taageerayaasheeda, kuwaas oo sheegay inay la halgamayeen sidii ay nolol maal meedkooda u dabooli lahaayeen dhibaatada-nol oleed awgeed.
Mid ka mid ah faallooyinka ayaa yiri: "Oo xitaa ma awoodo inaan naftayda ka iibsado baarka caa naha ee Co-op.”
"Si fiican ayaa loo sameeyay laakiin aniga waa igu waalan tahay in dadku ay shaqeeyaan, iyagoo badbaadinaya noloshooda oo dhan waxayna u ba dan tahay inay shaqeyn doonaan ilaa 70-kooda si ay u bixiyaan amaahda,” ayuu qoray daawadayaa sha kale.
Khubarada caafimaadku waxay ka digayaan isbeddelka TikTok ee ku darista sharoobada biy aha ‘Waan ka xumahay’: Saameeyuhu waxa uu soo dhejiyaa muuqaal jawaab celin oohin leh ka dib dhaleeceyn ku saabsan dabaaldega ‘ama ah la’aanta’
Sharci-dajiyayaasha Montana waxay meel mar iyeen sharci mamnuucaya barnaamijka warbaahin ta bulshada ee TikTok
21-jirka ayaa markii dambe soo dhejiyay muuq aal labaad, iyadoo ka hadlaysa dhaleeceynta oo ay ku tilDorraady sida ay "nasiib u leedahay”. Muu qaalkaas, oo sidoo kale lahaa ku dhawaad afar Milyan oo aragtiyood, ayay tidhi: "Waxa aan doon ayay in aan halkan imaado si aan u sheego in aan ka xumahay qof kasta oo dareemaya in aan ku faanayo guriga.
"Haa, nidaamku gabi ahaanba waa f *** ed, wel igey ma heli doono madaxayga xaqiiqda ah inaan nasiib u yeeshay.”
Waxay intaas ku dartay in aysan lacag ku korin oo aysan waligeed ku riyoon in ay gurigeeda yeelato da’deeda.
Ms Bailey waxa ay sii wadday in ay taageero mug leh ka hesho taageereyaasha.
Wiilkii dugsigu wuxuu ku sigtay inuu u dhinto birlabyada liqidda tartanka TikTok
Haweeney waxay wadaagtaa dib u eegis daacad ah oo ku saabsan guryaha magaalada New York
Hooyada TikTok ayaa garaacday ka dib markii ay wiil 5 jir ah ku samaysay kulayl 104 darajo ah
Mid ka mid ah ayaa yidhi: "Taasi waa wax aan la rumaysan karin, in badan oo ‘saameeya’ kaliya wa xay iibsadaan bacaha naqshadeeyayaasha, baa buurta dhalaalaya, laakiin dhab ahaantii waxaad naftaada u diyaarisay nolol cajiib ah Katy!”
Saamaynlaha Miriam Mullins ayaa ku jawaabtay: "Waxaad u qalantaa sidaas
DARUUSTA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN {AXKAAMTA-SOONKA} TOBANKA HABEYN EE
DAMBE IYO LEYLATUL QADDARKA
Habaynkuu Leylatul Qadar ku sheego oo ah 21-kana waa noqon kar taa had duu ka wado in 9 habayn ay ka harsantahay Ramadaan hadii ha baynka 21-naad aan lagu darin. Waana sida aan rajaynayo in saxaabigu ka waday. Saxaabiga as waxaad mooddaa in uu soonkaas uu ka hadlayey uu ku dha mma aday 30 cisho maxaa yeelay si da uu fasirka u siina o taabici arrintaas weydiiyey ay aa laga fahmayaa.
Waxaan xaddiiskaas ka fiirin karnaa kit aabka sax iixul Muslim. Sidoo kale isla xaddiis uu Saciid (RC) nabiga (SCW) ka warinayo ayuu ku sheegay nabiga (SCW) oo tobanka dhexe oo Ramadaan citika afay isagoo ra adinaya Leylatul Qadri.
Saxaabigu wuxuu sheegay inuu tobankii dambe ka raadshay.
Isla xaddiiskaas waxaan ka fahmayaa inuu soonkaas uu ahaa kaas laga fahma yo inuu ku dhammaaday 30-ka cisho.
Saciid Al-Khudriyi (RC) wuxuu kaloo sheegay in nabiga (SCW) la tus ay hab aynkaas isagoo subixiisa ku sujuudaya dhoobo iyo biyo. Micnaha masaajidka oo soo darrooray. Saciid (RC) wuxuu ku sheegay hab ayn 21-naad.
Saxaabiga C/hi Binu Uneys (RC) wuxuu qisadaas oo kale ku sheegay habaynka 23-naad.
Hadday isku hal Ramadaan ahayd, suurtogal ma aha in labadaba habay nba Le ylatul Qadar noqdaan; sidoo kalana waxaa dhici karta inaan haba yn aan Leylatul Qadar ahayn uu roob di’i karo oo nabigu ku sujuudi karay dhoobo iyo biyo.
Magacyada maalmaha |
Tirsiga Ramadaanka |
TirsigaTobanka habayneeambe |
10-ka dambe inta harsan haddii habayn kaas lagu daro |
Axad |
20 |
1 |
10 |
Isniin |
21 |
2 |
9 |
Talaado |
22 |
3 |
8 |
Arbaco |
23 |
4 |
7 |
Khamiis |
24 |
5 |
6 |
Jimce |
25 |
6 |
5 |
Sabti |
26 |
7 |
4 |
Axad |
27 |
8 |
3 |
Isniin |
28 |
9 |
2 |
Talaado |
29 |
10 |
1 |
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 17-KA ABRIIL 2023-KA
..