
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 16 ABRIIL 2023-KA
..
Maxay ka Wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soom aaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni, kulan hordhac u ah shirka saddex-geesoodka dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoo biya.
Madaxweynaha ayaa la wadaagay Ra’iisul Wasa are Meloni qorsheyaasha hirgalay ee dalka lagaga xoreynayo Alshabaab iyo muhiimadda ay u leedahay gobolka iyo guud ahaan caalamka xasilloonida Soo maaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xu say in guulo wax ku ool ah laga gaaray wajiga koow aad ee howlgalka dalka looga saarayo Alshabaab, dhawaanna uu bilaabanayo howl-gal wadajir ah oo ay ka qeyb-qaadanayaan dalalka safka hore ee dar iska la ah Soomaaliya, maadama ay khatarta Alshab aab , dhibaatada ay u geysanayaan dadka rayidka ah iyo caqabadda ay ku yihiin horumarka ay wada sa ameysay Gobolka Geeska Afrika aya lagu yiri’ qor aalka kaa soo baxaaya Madaxtoyada Soomaaliya .
Dhankeeda, Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni ayaa Madaxweynaha iyo dow ladda Soomaaliyeed ku bogaadisay tallaabooyinka muuqda ee loo qaaday dhanka xasilinta iyo dowlad dhiska, waxa ayna soo bandhigtay garab istaagga dowladdeeda ee ku aaddan xaqiijinta hiigsiga shacab ka Soomaaliyeed, kuwaas oo ay ugu horreeyaan Soomaaliya nabad ah iyo Soomaali heshiis ah.
Ra’iisul wasaare Abiy oo la kulmay madaxda Talyaaniga iyo Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa wadahadal la yeeshay dhiggiisa, Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xas an Sheekh Maxamuud.
Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa kulanka uu la qaatay madaxda labada dal ayaa ku saabsanaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga saddex geesoodka ah.
Madaxda ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo xo ojin lahaa iskaashigooda dhanka kaabayaasha dha qaalaha.
Abiy ayaa bartiisa Facebook-ga ku soo qoray: "Wa dahadalkii saddex geesoodka ahaa ee aan Shalay la yeelanay Ra’iisul Wasaaraha Giorgia Meloni iyo Mad axweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ahaa mid miro dhal ah oo ay ka soo baxeen ballanqaadyo lagu xoojinayo iskaashiga iyo maalgashiga horumari nta kaabayaasha dhaqaalaha iyo sidoo kale maalga shiga ganacsiga gaarka ah ee Talyaaniga ee labada Itoobiya iyo Soomaaliya.” Ra’iisul Wasaaraha Talya aniga Giorgia Meloni iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dorraad booqasho rasmi ah ku tagay Addis Ababa.
HAYAT MARKET oo kusii fidaysa Muqdisho
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale ayaa si wadajir ah xarigga ugu jaray arunta 3-aad ee Suuqa Xayaat Mall,
oo laga hergeli yay Degmada Boondheere.Duqa Muqdisho ayaa ku ammaanay ganacsatada Suuqa Xayaat Mall sida ay ugu dhiiradeen balaarinta Ganacsigooda, asigoona ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed in ay ku kalsoonaadaan Maalgashiga dalkooda, si loo helo kobac dhaqaale iyo shaqo abuur loo sameeyo dhalin yaradda Soomaaliyeed.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in isbedelka amni iyo horumarka ka jira Muqdisho ay suuragelisay in Ganacsatada Soomaaliyeed ku dhii radaan maalgelinta suuqyo waaweyn oo ay bulshada baahi u qabeen, taasi oo caasimadda Muqdisho u ho rseedeysa in ay la tartanto caasimadaha kale ee ad duunka.
Munaasabadan xarig jarka faraca 3-aad ee Suuqa Xayaat Mall ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka Bool iska Soomaaliyeed, Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir, Culuma’udiin, Siyaasiyiin, Haweenka, Ganacsato, Qeybaha kala gedisan ee Bulsha da iyo marti sharaf kale.
Xayaat Mall ayaa horey magaalada Muqdisho uga hirgalisay labo xarumo waaweyn oo ganacsi, waxa ayna xarunta saddexaad laga hirgaliyay degmooyinka dhaca dhinaca waqooyi oo aad ugu baahnaa Suuqa Xayaat Mall.
Ergeyga xasilinta iyo hay’adda SoDMa oo ka wa da hadlay sidii gurmad loo gaarsiin lahaa deega nnada la xoreeyay
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qa abilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada Mudane , Maxamed Cabdi Wa are ayaa Shalay Booqday xarunta Dhexe ee Hay’ ada Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Guddoomiy aha Hay’adda maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda.
Ergayga iyo Guddoomiyaha ayaa wada qaatay kulan saacado qaatay iyaga oo kawada hadlay xaa lada guud ee dalka, sidii gurmad loo gaarsiin la haa deeganadii khawaarijta laga saaray iyo wada sha qeen dhexmarta Hay’adda iyo Xafiiska Ergayga iyo Qodobo kale.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta ayaa Erga yga ka xogsiiyey shaqada hay,adda oo muddo kooban jirta waxa u qabsoomay,waxaana Ergayga kaga mahadceliyay madaxda hay’adda Maaraynta soo dhawaynta loo sameeyay, isagoo ku nuux nuuxsad ay sida ay muhiimka u tahay in Xafiiskiisa iyo Hay’ad da SODMA ay yeeshaan wada shaqa xooggan oo ku saabsan sidii gargaar loola gaari lahaa dadka rayidka ah ee ku dhaqan deegannada iyo degmooyinka la xoreeyay.
Ganacsade Jaamac Qaxooti oo lagu dilay Laas caanood
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheeg aya in Habeen hore nin ganacsade ahaa oo si weyn looga yaqaanay Laascaanood lagu dilay gudaha magaaladaas oo ay weli ka jirto xa alad kacsanaan ah.
Marxuumka ayaa waxaa lagu mag acaabi jiray, Jaamac Cilmi Kadiye (Jaamac Qaxooti), wuxuuna ka mid ahaa ganacsatada waa weyn ee ku dhaqan magaalada Laascaanood.
Marxuumka ayaa toogasho lagu dilay, waxaana bax saday kooxihii ka dambeeyay dilkaasi, sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka ee ku dhaqan Laascaanood.
Ma cadda sababta loo dilay ganacsade Jaamac Qaxooti, sidoo kalena lama garan haybta ragga dilay oongoobta ka baxsaday.Sidoo kale waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka ee SSC, kuwaas oo baaritaano kooban ka sameeyay xaafad da uu dilka ka dhacay, balse ma jirto cid loo soo qabtay falkaasi.
Dilkan ayaa noqonayaa kii saddexaad ee loo geysanayo qof reer Laascaanood ah, muddo afar maalmood gudahood ah, taas oo shaki iyo walaac ku abuurtay dadka deegaanka.
Laascaanood ayaa waxaa weli ka jira dhaq-dhaq aaqyo ciidan oo iska soo horjeedo, kuwaas oo ay wadaan ciidanka SSC iyo kuwa Somaliland ee weli isku horfadhiya magaaladaas.
Dagaalladan ayaa galay bishii 3-aad oo xiriir ah, waxayna sababeen dhimasho, dhaawac iyo barakac ay sameeyeen shacabka ku dhaqan xarunta gobolka Sool ee Laascaanood.Si kastaba, dagaalladan ayaa ka dhashay kacdoon ay sameeyeen reer Laasc aan ood, kadib markii ay ka gadoodeen dilalk loo gey san ayo dadka haldoorka u ah Sool.
Ciidamada xoogga dalka oo si buuxda ula waree gay deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga xuk uumadda federaalka Soomaaliya Generaal Cabdulla ahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa xaqiijiyay in Shalay ciidamada xoogga dalka si buuxda ula wareegeen deegaanka Budbud oo ka tir san gobolka Galgaduud.
"Ciidanku Shalay wuxuu si buuxa ula wareegay deegaanka Budbud, Budbud waa tuulo weyn oo degmo u dhiganta, dad badanana deggan ya hay, Shalay waxay gacanta ugu jir taa oo Shalay la wareegay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Daraawiishta Galmud ug,” ayuu yiri Generaal Caanood.
Sidoo kale, Ciidamada xoogga dalka oo kaashaa naya Daraawiishta Galmudug iyo dadka deegaanka ayaa ku guuleystay howlgallo maalmihii u dambeey ay ay wadeen in ay gacanta ku dhigaan deegaanada Ceel Axmed, Saban-sablaale iyo Ceel Cali Xasan oo dhammaantood hoostagta degmada Galcad ee gob olka Galguduud.
Ciidamada xoogga dalka ayaa hadda ku sii daba jira firxadka kooxda Khawaarijta, kuwaas oo dhibaato xooggan ku hayay shacabka ku dhaqan deegaanna da la xoreeyay. Dhammaan deegaannadan laga xore eyay Khawaarijta ayaa ah kuwo muhiim ah, Isla markaana leh dhul aad u qurux badan, kuna wacan dalxiiska, waa dhul doog leh oo xareedu Biyo dhig tay, barwaaqada iyo dhirta cagaarana Alle ku manay stay oo Shalay xor ka ah Khawaarijta Al Shabaab.
Ra’iisul Wasaaraha Japan oo qarax lagu weeraray
Ra’iisul Wasaaraha Japan Fumio Kishida ayaa la ga soo saaray goob fagaare ah, ka dib markii lagu tuuray wax u muuqday bam qiiq ah. Qof ayaa lagu xiray goobta oo ku taal Wakayama, halkaasoo lagu waday in Mr Kishida uu khudbad ka jeediyo, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha.
Qof goobjooge ah ayaa sheegay in ay arkeen qof wax tuuraya, kadibna uu qiiq ka baxay Sidoo kale ayaa sheegay inay maqleen jug weyn. Wax dhaawac ah lama soo sheegin.
Booliska ayaa sheegay inay qof u qabteen falka as, balse ilaa hadda way ka gaabsadeen inay faahfa ahin dheeraad ah ka bixiyaan.
Warbaahinta Japan, NHK, ayaa ka soo xigatay Mr Kishida inuu yiri "qarax weyn” ayaa ka dhacay goob ta. Booliska ayaa baaraya qaraxa iyo waxa uu yahay, laakiin waxaan jeclaan lahaa inaan raaligelin u diro dadkii goobta isugu yimaaday ee ay dhacdada saa meysay..” ayuu raaciyay.
Horay waxaa sidaan oo kale waxaa toogasho loo gu dilay ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe, ka dib markii la dilay isaga oo ku sugan goob uu
markaas ka socday olole doorasho.
Dalka Cuba oo dadaal ku bixinaysa sidii loo sii dayn lahaa laba dhakhtar oo Shabaab u afduuban
Dowladda Cuba ayaa ka dhawaajisay in ay dad aal dheeri ah ku bixineyso sidii loo sii deyn lahaa la bo ka mid ah dhakhaatiirteeda oo laga afduubtay me el u dhow xadka Kenya ay la wa daagto Soomaaliya.
Qoraal uu soo dhigay
bartiisa Twitter-ka ayuu madax weyne Miguel Diaz-Canel ku sheegay in la sameeyay dadaallo ku aaddan sidii loo soo badbaadin lahaa dhaqaatiir ay Alshabaab ka afd uubteen degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya, halkaasoo ay ku sugnaayeen xilliga uu afduubkan dhacay.
"Waan ku adkeysaneynaa dagaalka aan ugu jirno ku soo laabashada nabdoon ee Kuuba ee Dhakhaatii rta Assel Herrera Correa iyo Landy Rodriguez Herna ndez. Afar sano ka dib af-duubkoodii, waxaan sii wad eynaa dadaalka aan ugu jirno in ay nagu dhex jiraan, qoysaskooda iyo dadkooda,” ayuu madaxweynuhu ku soo qoray bartiisa Twitter-ka.
Sannadkii hore, dowladda Kenya ayaa xabsi daa ’in ku xukuntay darawal Soomaali Kenyan ah oo lagu eedeeyay inuu gacan ka geystay afduubka laba dhaq tar oo Cuba u dhashay oo ku sugnaa degmada Man dheera oo ku dhow xuduudda Kenya ay la wadaagto Soomaaliya.
Darawalkii hore ee maamulka Mandheera, Isack Roobow ayaa waday labo dhaqtar oo Cuba u dha shay oo la afduubay sanadkii 2019-kii, loona qaaday Soomaaliya, waxaana lagu xukumay xabsi daa’im.
Waxaa lagu helay danbi ah inuu ka qayb qaatay shir qool lagu afduubtay dhakhaatiirta Assel Herrera iyo Landy Hernandez.
Dowladda Soomaaliya oo ugu baaqday dhina cya da ku dagaalamaya Suudaan inay dagaalka joojiyaan.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Ca alamiga waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaac san tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga Birmadka Deg-degga ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Suudaan. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, isla mar kaana ay is xakameeyaan, ayna guda-galaan wad ahadal lagu xalinayo khilaafka si loo dhowro amniga iyo xasiloonida siyaasadeed.
Madaxweynaha Somaliland iyo beesha caalamka oo ka wadahadlay xaalada Laas caanood
Madaxweynaha Somaliland iyo dibulumaasiyiin reer galbeed ah, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah ka ga wadahadlay xaalada Laascaanood. Madaxwey naha ayaa ugu horayn sharaxaad ka bixiyay si da uu ku bil owday daga alka Laasca an ood, isaga oo garaadada ku eedee yay in ay dag aal keeneen magaalada Laascaanood, xili xukuuma du ka rajaynaysay in ay nabadaynta ka qaybqaataan.
Madaxweynaha oo ka jawaabayay su'aal ay dibu lumaasiyiintu waydiiyeen, oo ku qotontay hadii ay su uragaltahay in ciidamada Somaliland laga fogeeyo magaalada, ayuu madaxweynuhu sheegay in anay suuragal ahayn taasi ilaa oo ciidamada ka yimid dee gaanada Puntland ay laabtaan.Hoos ka akhriso warxaafadeed kulanka kasoo baxday oo faah faahsan:-
Hay’addaha Amniga Uk oo baaris ku wada Xubno looga shakiyay in ay Daacish ka tirsan yihiin
Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxaya dalka Britain ayaa lagu daabacay war bixint l xiriirtaa 19 qof oo looga shakisan yahay in ay Daacisha ka Tir san yihiin , kuwaas oo 5 kamid ah ay Soomaali yi hiin, ayaa ku galay dalka Britain iyaga oo soo raacay doomo yar yar, sida ay ilo-wareedyo dhanka amma anka ah sheegeen
Dadka ajnabiga ah ee lala xiri irinayo in ay Daacish k tirsan yih iin ayaa si sharci darro ah ku ga aray Boqortooyada Ingiriiska iy agoo ka yimid waqooyiga Faran siiska sannadkii hore.
Intooda badan ayaa tan iyo markii ay dalka UK ku galeen dacwadaha magan-gelyo ah, waxay awo od u leeyihiin inaan la masaafurin karin, qayb ahaan, sida ay dhigayaan sharciyada xuquuqda aadanaha.
19-ka nin ayaa hadda la rumeysan yahay inay degan yihiin hoteello kuyaala Ingiriiska, kuwaas laga bixiyo canshuurta muwaadiniinta dalkaas. Tuhmanayaa sha ayaa hadda waxaa ilaalo ka ha ya waaxda Amniga ee MI5, iyo booliiska la dagaal lanka argagixisada ee dalka Uk .
Shan ka mid ah Eedeeysanayaasha ee yimid Uk sannadkii hore waxay u dhasheen Ciraaq, shan ka mid ah waxay u dhasheen Iran, afar waxay u dha sheen Afgaanistaan, afar ka mid ah waxay u dha sheen Soomaaliya iyo mid Liibiyaan ah. Tuhmanaya asha qaar kood oo baaris lagu sameeyay , ayaa shan ka mid ah waxaa lala waxaa loo heeysta in ay inay katirsan yihiin kooxda Daacish. Hay’adaha Amn igaa ee dalka Britain ayaa aqoonsaday qaar badan oo ka mid ah 19-ka looga shakisan yahay waxa loo gu yeero Argagixiso iyadoo loo marayo meelaha ay ka yimaadeen.
Wararkii ugu dambeeyay fadeexaddii Mareykanka ee sirtii dhawaan laga faafiyay
Hey’adda Danbi-baarista Mareykanka ee loo soo gaabsho FBI ayaa Khamiista Shalay ah xirtay, xubin ka tirsan ciidanka cirka Mareykanka, kaas oo looga shakisanyahay inuu bixiyay duk umintiyo sir ahaa oo fadeexo ku noqday Mareykanka Dukumintiya da loo dusiyay baraha bulshada kaddibna ay soo xigteen Warbaah inta caalamiga ah ayaa gaaray 50, halka wararka qaar ay sheegayaan in ay gaari karaan 100.
Qaar ka mid ah kuwa ugu xasaasisan ayaa si faa h-faahsan xoogga u saaray awoodaha millatariga Ukraine, meelaha ay daciifka ka yihiin iyo xogo kale oo ku saabsan Mareykanka iyo xulufadiisa.
Arrintan ayaa yaxyax ku noqotay Washinton, oo waj iga siin weysay xulufadeeda daafaha caalamka.
Xoghayaha Waaxda Caddaaladda Mareykanka Mer rick Garland ayaa Khamiista Shalay ah ku dhawaaq ay xariga nin ka tirsan ciidanka cirka qeybtiisa ilaa lada qaranka. Ninkan ayaa lagu magacaabaa Jack Teixeira. Saraakiil ka tirsan FBI ayaa kasoo xiray ma gaalada North Dighton ee gobolka Massachusetts.
Reuters + VOA
KENYA OO ‘KA XUMAATAY’ HADAL KASOO YEERAY QM
Kenya ayaa "ka xumaatay” hadallada ku saabsan madaxweyne William Ruto oo la sheegay inay kasoo baxeen ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, kuwas oo ku soo baxay dukumeentigii sirta ahaa ee Mareykan, kaas oo si qarsoodi ah loo dusiyay, sida uu sheegay sarkaal sare oo Kenyan ah Jimcihii.
BBC-da oo soo xiganaysa dukumeentiga la faafiy ay ayaa toddobaadkan sheegtay in Aamina Maxamed ay u sheegtay xoghayaha guud ee Qaramada Mido obay Antonio Guterres bishii Febru ary in Ruto uu yahay ‘mid aan naxa riis lahayn’ oo aanay ku kalsoonayn.
Nairobi ayaa xuddun u ah hawlgalada Qaramada Midoobay.
Korir Sing’oei, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Kenya ayaa mar wax laga weydiiyay hadalka Aamina Mohammed, waxa uu ku tilmaamay ‘mid laga xumaado’, isagoo sidoo kale xusay in "Kenya ay aad u neceb tahay inay si qa rsoodi ah u duubto madaxda Qaramada Midoobay”.
Sing’oei ayaa sheegay in Ruto uu sii wadi doono dadaalkiisa caalamiga ah ee wax ka qabashada isb edalka cimilada, dib u habeynta hay’adaha maaliyad eed ee caalamka iyo inuu hormuud ka noqdo arrim aha nabadda iyo amniga gobolka.
Afhayeenka Qaramada Midoobay Stephane Duj arric ayaa Jimcihii sheegay in "si khaldan looga been sheegay” hadalka Aamina Maxamed, "lagana saaray nuxurka macnaha guud”.
Safiirka Kenya u fadhiya Qaramada Midoobay, Martin Kimani, ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters Jimcihii inuu la hadlay Guterres iyo Aami na Maxamed "si ay u caddeeyaan waxa ay walaac ka qabaan” iyo in ay u muujiyaan diidmada Kenya ee la socodka dhaqdhaqyada xog-hayaha guud. VOA + Reuters.
250 Soomaali ah oo doonayay inay u safraan America oo diyaaradii ay raaci lahaayeen lagu xannibay Turkiga
Tiro ka badan 250 Soomaali ah oo ku sugan dal ka Turkiga ayaa ku xayiran garoonka diyaaradaha ee Istanbul ee Turkiga. Soomaalidan ayaa doonayay inay u safraan dalka Nicaragua ee dhaca qaar adda America, halkaas oo ay qorsheynayeen inay u ga soo tahriibaan dalka Maraykanka.
Soomaalidan oo qarash badan uga baxay safarkoo da ayaa haatan wajahaya xaalad jahwareer ah, ka ddib markii diyaarad ay kiraysteen lagu xannibay gar oonka diyaaradaha ee magaalada Istanbul.
Diyaarada ay kiraysteen oo lagu magacaabo Air Bus Ankara, ayaa dhowr maalin safarkeedu dib u dhacay, markii dambe waxaa la sheegay in laga sa aray systemka duulimaadka garoonka Istanbul
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dullaaliin So omaali iyo Turkish ah ay qorshe been abuur ah u mal eegeen Soomaalidan, si ay dhaqaale badan uga qaa taan.
Diyaarada ayaa lagula heshiiyay inay dadkan ge yso dalka Nicaragua, waxaana safarkaas ku baxday lacag lagu sheegay labo milyan oo dollar, iyadoo qof kiiba laga qaatay lacag u dhaxeysay 4,000-6,000 dollar
Dadkan ayaa isugu jira kuwa ka yimid dalka Soo maaliya, kuwa horey u joogay Turkiga iyo qaar kaloo ka yimid Hindiya iyo dalal kale oo Afrika iyo Eeshiya katirsan.
Bilihii ugu dambeeyay Soomaali badan oo ay ku jiraan qaar caanka ah baraha bulshada, ayaa si tah riib ah ku galay dalka Maraykanka, iyagoo usii maray dalal ay kamid tahay Mexico.
Soomaalidan ayaa dalkaas tagay, xilli uu Marayk anka ka fiirsanayo waxa laga yeelayo soo galootiga ku soo qulqulaya dalkooda
Minneapolis: Baahinta codka sare ee aada anka salaadaha oo la oggolaaday.
Magaalada Minneapolis ayaa noqotay magaaladii ugu horeysay ee dalka Mareykanka’ ee ogolaata in Adaanka shanta salaadood laga sii daayo masaajid ada. Markii hore, xeerarka dhawaqa ee magaaladu waxay ka hor istaagi jireen masaajidada inay si toos ah u sii daayaan adaanka salaadda subax iyo fiidkii.
Duqa magaalada ayaa la fil ayaa inuu saxiixo qaraarkan cu sub maalinta Isniinta ah. Gud oomiyaha laanta Minnesota ee hay’adda CAIR Jaylaani Maxa med Xuseen ayaa ka waramaya dareenka musli miintu ku qaabileen arintan..
Suudaan: Dagaallo u dhaxeeya 2-ciidan oo ka bil owday Khartuum
Rasaas xooggan ayaa laga maqlayaa caasim adda Suudaan ee Khartoum ,kadib maalmo ay jireen xiisado u dhexeeyay ciidamada iyo kuwo kale oo loo yaqaanno ciidamada taageerada degdegga ah.
Rasaas ayaa laga maqlay agagaarka xarunta dhexe ee ciidamada Sudan iyo wasaaradda gaashaandhig ga oo ku taalla bartamaha magaalada Khartoum. Cii damada Taageerada Degdegga ah waxay shee geen in ay soo weerareen ciidamada qalabka sida ee Su udaan,waxaana dag aalku uu ka socdaa agagaarka madaxtooyada ee waqooyiga caasima dda iyo sidoo kale Sooba sida uu ku waramay Mor gan oo u hadlay kooxdaasi.
Dorraad iyo Habeen hore waxaa scday wadaha dal lagu dhexdhexaadinaayo labada garab ee ciida mada ,waxayna dhinacyadaasi u sheegeen dadkii dhexdhexaadinaayey inay diyaar u yihiin inay qaa daan tillaabooyin lagu dejinayo xaaladda. Iska hor imaad dhexmara ciidamada Suudaan oo laba garab ah ayaa keeni kara dagaal daba dheeraada oo ka dhaca dalweynahaasi oo horey ula tacaalaayay bur bur dhaqaale iyo colaado qabiil
Waa maxay sababta dadka haysta baasabo orka UK ay ugu baahan yihiin inay hubiyaan taariikhda bixinta baasaboorkooda ka hor intaysan u safrin Midowga Yurub
Iska hubi inaadan ku qabsan sharciyada cusub ee baasaboorka ka hor inta aysan gooridin…
Ma ogtahay in taariikhda dhicitaanka ee Baasa boorka Ingiriiska Burgundy laga yaabo inay macno lahayn markaad u safrayso wadamada EU (marka laga reebo Ireland) ama wadamada Schengen sida Switzerland, Norway iyo Iceland? Tani waa sababta oo ah tan iyo Brexit, baasaboorka Ingiriiska ma no qon karo wax ka badan 10 sano marka loo safro Mid owga Yurub – taas oo macnaheedu yahay inaad u baahan tahay inaad eegto taariikhda baasaboorka la bixiyay, halkii taariikhda uu dhacayo. Dadka intooda badan – si la fahmi karo –
waxay u maleynayaan in baa saboorka qaangaar ka ah uu jiro 10 sano, laakiin haddii baasaboo rkaada la bixiyay ka hor 1 Oktoo bar 2018, waxaa laga yaab aa in bilo dheeraad ah lagu daro taari ikhda uu dhac ayo haddii baasabo orkii hore la cusbooneysiiyay ka hor inta uusan si bu uxda u dhicin (bilaha dheeraadka ah ee la isticma alay. in lagu rogo).
In kasta oo aan ahay wariye socdaal, haddana waxaa i qabsaday xeerkan qarsoodiga ah ee socdaal kii ugu dambeeyay ee Faransiiska (wax badan ayaad ka akhriyi kartaa bogga FCO). Waxay ahayd wax la yaab leh sababtoo ah waan ka warqabay, ka dibna waan ilaaway. Waxaan dhammeeyay safar aan ku tagay Mareykanka todobaadkii hore, laba jeerna ka ma fikirin safarka aan ku aadayo Faransiiska aniga iyo gabadhayda fasaxa Easter-ka sababtoo ah weli
waxaa iiga harsan toddoba bilood baasaboorkeyga – wuxuu dhacayaa Noofambar 2023 (waxaad u baahan tahaya ugu yaraan saddex bilood in loo safro Midowga Yurub).
Markaa waxaan online ka hubiyay Easyjet – an igoo soo gelinaya faahfaahinta baasaboorkaygii sidii la iga codsaday – waxaan u safray London Gatwick aniga iyo afar jirkeyga, waxaa la hubiyay baasaboork ayaga ka hor inta aanan iska xareyn shandadayada, ka dibna waxaan sii maray amni ga.
Dhawr saacadood ka dib waxa aanu saf u galnay sidii aanu diyaa radda u fuuli lahayn, laakiin markii ay noqotay xubin ka mid ah shaqa alaha Easyjet ayaa sawirtay baasaboorkaygii oo wa xa uu ka soo iftimay sidii "amber” shaashaddeeda. Waxay si adag ugu dhaqaaqday inay ii sheegto in baasaboorkaygu dhacay oo naloo ogolayn inaan fuulno.
Gabadhaydu waxay bilawday oohin iyo tuugsi in loo ogolaado inay arkaan awoowgeed oo aanu boo qanayno. Wakiilka Easyjet wuxuu ahaa mid aan nax ariis lahayn –wuxuu ku adkaystay inaysan jirin si aan u safri karno wuxuuna ii sheegay inaan ka baxo alb aabka.
Waan naxay – waxa ay ila noqotay xeer aan sal la hayn. Xataa ma ay aqoonsanayn in ay jahawareer ku tahay waraaqaha oo aanay aqbalin wax mas’uuliyad ah iyada oo ku hadlaysa magaca shirkadda diyaarad aha ee ah in aanay calamad siinin inta lagu jiro habka hubintaKadib waxa ay noqotay in aanu sugno laba saa cadood inta shandadeena lagu soo celinayo inta ay ka dejiyeen diyaarada. Sida iska cad, waa qaladk eyga –
Sharcigu wuxuu jiray ilaa Janaayo 2021. Laa kiin waxaan rabay inaan la wadaago waayo-ara g imada yda sababtoo ah haddii aan sama yn karo qaladkan, markaa dadka kale ayaa sidaas samayn doona. Wa ana mid qaali ah – duulli maadyadii lumay, hoteelkii lumay, fasaxii lumay
Zlatan Ibrahimovic oo dhigayaa muuqaal kiisa is ku xig xiga ee dagaalka kaa oo daawa tay 24 sac wax ka yar 22 Milyan
Weeraryahanka AC Milan Zlatan Ibrahimovic ku ma cusba qalafsanaanta iyo qalafsa naanta fanka da gaalka, waxaana uu mar kale muujiyay awoodiisa da gaal isagoo la wadaagay muuqaal ficil ah oo uu soo dhigay Instagram.
41-jirkan ayaa bartiisa bulshada soo dhigay muuqaal muuqaal ah oo muuqaal ah oo uu ku muuj na yo isaga oo ku guda jira qaab dag aal oo loo habeeyay. Isaga oo se ef iyo gaashaanba gacanta ku haysta, waxa uu dul maray "goobta dagaalka” (marq uee ay sagxaddu ku daboolan tahay shil-maskaxeed) isaga oo qashinka u dhigayay weeraryahanno badan oo laadadka la koontaroolay oo tuuray ka hor inta aanu ku dhammaanin kubbad yar oo xor ah.
Jaleecada hore, clipku wuxuu u eg yahay cajalad ma qal ah oo loogu talagalay sameeyayaasha filimada ficilka sida taxanaha "John Wick” si ay u tixgeliyaan marka ay u shubayaan henchmen wax soo saark ooda soo socda.
Laakin mid ka mid ah hashtagyada la socda booska xiddiga Sweden ayaa tilmaam ka bixineysa sababta loo arko isagoo hilibka miis ka sameysanaya dhowr tul; "#Antivirus” waa tixraac ku saabsan jilaaga uu ku jilo muuqaalkiisii ugu dambeeyay.
Ku biirista Guillaume Canet, Vincent Cassel iyo Mar ion Cotillard ee jilitaanka, Ibrahimovic wuxuu ciyaa ray doorka gladiator ee lagu magacaabo Caius Antiv irus ee "Asterix & Obelix: Boqortooyada Dhexe,” ka as oo la sii daayay horaantii sanadkan.
Ibra, oo suunka madow ku ciyaara ciyaarta tae kwondo-ga, ayaa taageerayaashiisa kaga yaabiyay muuqaalka, qaar badan ayaana faallooyinka uga jawaabay qaabka ninka laftiisa.
"Zlatan seef ma isticmaalo, seef adeegso Zlat an,” mid ka mid ah taageere ayaa u riyaaqay, halka mid kalena uu yiri: "Zlatan ma dagaalamo, Zlatan waa dagaalka.” Wax badan ayaa jira, laakiin waad helaysaa fikradda.
Ibrahimovic waxa uu u muuqdaa mid isku diyaarinaya in uu raaco xiddigaha Neymar,Eric Cant ona iyo xitaa Zinedine Zidane si uu u galo mustaqbal ciyaareed ka dib kubada cagta. Si kastaba ha ahaatee, iyadoo 4.9/10 lagu qiimeeyay IMDB iyo dhib caha dhagaystayaasha ee 39% ee Tamaandhada Rotten, tani ma noqon karto filimka isaga ku riixaya liiska Hollywood-ka laakiin wadaagistiisa muuqaall ada ku celcelinta hubaal ma samayn doonto rajoo yinkiisa midna. dhib.
Tani maaha markii ugu horeysay ee Ibrahimovic uu dhaliyo fayras weyn oo uu ku dhufto isagoo mu ujinaya awoodiisa jireed, iyadoo bartilmaameedkii ho re ee Paris Saint-Germain uu kasbaday malaayiin aragtiyo sanadkii hore isagoo la wadaagay muuqaal mid ka mid ah qaab ciyaareedkiisa dhabta ah ee ciqaabta
Isagoo 40 jir ah wakhtigaas, muuqaalka Zlatan oo samaynaya qanjis caloosha ah oo kor looga saa ray boorso feerka ah oo ku dheggan bowdadiisa ay aa 22 milyan oo daawasho ah 24-kii saac ee ugu horreeyay gudahood, tan iyo markaas wuxuu urursaday 3.6m oo ka mid ah daawashada yaabka leh ee adduunka. Nasiib darro annaga oo ah dad dhimanaya, waxa soo baxday inaanay jirin wax sir ah ama jid-gaaban marka ay timaaddo cimriga dheer ee Ibrahim
ovic – wax badan oo badan (iyo badan) oo
shaqo adag oo waalli ah
DAGAALADII HINTIRE IYO WACDAAN KU QAADEEN
ISTICMAARKII TALYAANIGA.
ARAAR:-
Aqristoow,waxaan isku dayay in aan aad u soo kobo qormadaan,si aadan uga daalin aadna wax uga ogaato taariikhda iyo dagaaladii somalidii hore iyo gume eystaha dhax martay oo laga yaabo in aad ka ogtahy in kabadan inta aan ka aqr iyay. HINTIRAHA: oo dagaala badan oo hore uu u galay ka soo kabanayay ayaa waxaa gacan weydiistay
Wacdaanka oo markaa dagaal kula jiray Talyaaniga, Hintiruhuna waxey ku jawaabeen in ayna dagaal u aadeyn meel deegaankooda ka baxsan ilaa iyaga la soo weeraro. waliba hoggaamiyaha Hintire CAASHIR sidaa uma diidaneyn Taly aaniga hase yeeshee markii uu dhintay Caashir, bishii May 1907-dii, ayaa sadde xdiisii wiil ee Bahda yar u dhashay waxey isku raaceen in Talyaaniga lala dagaala mo, saddexdaa wiil oo kala ahaa:
Xasan, Xuseen iyo Aw Yuunis, inkasta oo uu ka fikir duwanaa wallaalkood Cur adka ahaa Muxudiin dhaxlayna hoggaankii Caashir iyo Sh.Ismaaciil oo Curad xig een ahaa oo inta badan cilmiga bari jiray qabiilka Hubeyrta ee Daafeed dega. Wa xaa kale oo isna jiray wallaalkood Abuukar oo Daraawiishta ka soo noqday, Abuu kar oo aaminsanaa fikirkii Daraawiishta wuxuu bilaabay dagaalkii Talyaaniga loo ga difaacayay Mareerey (Afgooye), dagaalkaa oo lagu dilay 70-Hintire ah waxaa na la gubay tuuladii xarunta u aheed Hintire kaddibna waxaa dagaalladii duurka ka sii waday dad iskood Daraawiishta u taageersanaa oo ka koobnaa jilibyada Hintiraha ee Daa’uud, Suleymaan iyo Yasmiin. shaqsiyaadkii dagaaladaa ku caan baxay waxaa ka mid ahaa:
Xuseen Maxamed Yaxyow iyo Ibraahim Shuceyb oo labaduba heystay buntuq yo (qoriyo-Guns) kuwii berigaa la isticmali jiray ee xabbad kaliyaalaha ahaa, sida uu sheegay Dr.Lee burburkii xiriirkii Gellediga iyo Hintire ma saameyn xiriirkii Gel lediga iyo wacdaan oo dhinaca bari iyagu ka soo xigay Hintiraha. WACDAAN: qa rnigii 19aad, Wacdaan Geelley ah ayaa degenaa inta u dhaxeysa Xamar iyo Afgo oye, bartamihii qarnigaa ayaa qaar beeraley noqdeen, beeraha Wacdaanna wax aa tacbi jiray addoon la keenay 1840-kii FM buugga,Lee V.Cassanelli bogga 215-aad, Wacdaanku colaad joogto ah ayey Talyanniga kula jireen iyagoo diidanaa in Talyaanigii dhinaca xeebaha ka soo fidayay inuu dhulkooda sii maro, waxeyna ka xireen wadadii ganacsiga ee xamar iyo Afgooye isku xireysay.
taasi Talyaaniga wax bey u tartay oo dadkii waddada ku lahaa danaha ganac si iyo Wacdaankii ayuu iska hor keenay Wacdaanka laba cadow ayuu yeeshay oo kala ah Talyaaniga iyo ganacsato, ganacsatadii waa weyneyd ee danaba ku la heyd waddadaasi waxaa ka mid ahaa reer Abbow.Maxamed Suubis iyo reer Xaaji oo saddexduba ahaa ganacsatada Xamar ee jidka isticmaalayay, dhinaca kalena taajiriintii Afgooye ee berigaa oo ay ka mid ahaayeen Aw Nuur Axmadow iyo Max amed Abtiyow, ganacsatadaa oo culeys ku hay ay Wacdaanka intii u dhaxeysay 1896-1907-dii iyadoo ganacsatadu aad u daneynayay raashin ka dulsaarka ah oo ay ka qaataan beeraleyda yar yar.
Weeyna adkeed in talyaanigu wadada dhin aca waqooye uga leexdo halkaa oo uu ka jiray maamul aad u adaka aadna lagana baqayay oo Moobleenku uu lahaa kaa oo katalinayay bariga iyo galbeedka wabiga shabeele illaa cirifyada Hiraan iyo degaanka u dhaw buur,talyaaniguna wuxuu ka baqayay in uu isku furo dagaal cusub oo Moobleenka uu la galo,Moobleenku wuxuu lahaa ciidama adoon u badnaa oo tababaran daacadna u ahaa hogaankooda iyo saraakiil Moobleen ah oo dagaala hore khibrad ka kasbaday.
Waxa talyaaniga soo gaarayay in Moobleenku ay ciidama difaac ah ku diyaari nayaan inta u dhaxeeysa Taytayleey iyo Cadayga,ayna wacdaanka ka balan qaa deen in aan dhinacooda laga soo dhabar jabin .
cabsidaa laga qabay awooda Mo obleenka ayaa talyaaniga ku kaliftay in uuna aadin dhinaca waqooye ee moobleenka xooggana uu saaro wacdaanka.
wacdaanku markii dambe ma helin gacantii uu ka sugayay Gelidaiga oo mar kaa waxaa jiray khilaaf Galadiga dhaxdiisa ahaa,Cidda kaliya oo markaa wacd aanku gacan ka helay waxa ay aheed qabiilka Murusadaha,waa sida ku qoran bu ugga”Ricordi del Banadir” ee uu qoray Sorrentino, Bogga 32-34.
Wacdaanku markii dambe waxey diyaariyeen duullaan weyn oo Xamar ay rab een iney uga qabsadaan Talyaaniga, taa oo la aaminsan yahay in ay awoodeen in xamar ay si fudud ku qabsadaan, hase yeeshee waxaa ka joojiyay Sheekh Ab uukar Yarow oo la yiraa wuxuu ahaay wadaad Sheekhaal ah oo yiri; jimco ha duul ina ee suga ilaa Ri’ iyo Mas laga qalo, oo lagu tacdaarto, dib u dhacaasi wuxuu hakiyay ciidamadi Wacdaan ee maalintaa Xamar qabsan lahaa, arrintaasi waxa ay Talyaaniga u nogotay fursad uu ku badbaado.
Ka dibna waxaa Wacdaaanka awoodiisii wiiqay abaartii 1899-kii ku dhacday deegaankooda, taa oo keentay in shacabkii deegaankaa barkiis in ka badan ay dhulkoodii abaar uga qaxaan oo ay gudaha carra madowda u gudbaan iyadoo da dka deriska la ahina ay aad uga baqi jireen, Wacdaanka waxaa hogaankooda u gu sareeya ee dhinaca diinta ka mid ahaa Sheekh Axmed Xaaji Mahadi oo u dha sh ay qabiilka Bandhabow, Sheekhu wuxuu fidinayay diinta wuxuuna ku xirnaa Sheekh Suufi iyo Sheekh Muqtaar.
Sheekhu wuxuu ku soo qaxay tuulada Nimow markii Talyaanigu madaafiic ku garaacay Wuxuuna tegay Daay Suufi oo ka tirsan degaanka Wacdaan, sida uu yi ri Dr.Lee.Sheekhu wuxuu xiriir wanaagsan la lahaa hoggaamiyaha Wacdaanka Xasan Xuseen oo madax u ahaa jilibka Abuukar Mooldheere oo ahaa kuwa ugu badnaa uguna dagaalyahansanaa Wacdaanka, Xasan Xuseenna si a toos ah ay uu uga soo horjeestay Talyaaniga, Dr.Lee wuxuu leeyahay Wacdaanka kale ee Mahad Mooldbeere Waxey degaan Afgooye iyo Adablaha, hase yeeshee labada Wacdaan dagaalkii Lafoole waa wada galeen, Mahad Mooldheere inkastuu Gell ediga la xeer ahaa waxaa hoggaaminayay Abiikar Axmed Xasan, Talyaanigu iya goo doonayaa iney labada Wacdaan kala jaraan ayey nabadoonkii Mahad Mool dheere mushaar u qoreen, kan Abuukar Mooldheerana waa u diideen oo dagaal ayey sii wadeen ilaa 1908-dii markii Talyaanigu qabtay jilibka Abiikar, inkastoo ay jabeen hadana nabadoonka Abiikar waxaa loo qoray mushaar kan Mahad ka yar..
ilaa 1960-kiina nin reer Mahad ah ayaa loo magacaabayay nabadoonka guud ee Wacdaanka bacdamaa ay Tayaaniga raaceen, 52-da sano oo dagaal ah kadib Wacdaankii carooday 1908-dii ee Darwaashiita aaday waxaa ka mid ahaa Barq ash Yuusuf, Maxamed Geedi, Cali Cumar Carrarey iyo Mustafa Xuseen FM buu ega Dr.Lee oo ka tirsan jaamacadda Bensalofania bogga 217aad. FG.Ma ahi taa riikh yaqaan ku taqasusay taariikhda sidaa darted Qoraalkan ,wax waad ku kordhin kartaa, sixi kartaa,dhaliilina kartaa.
W/Q:- Yahya Amir
QARAX SAAKA KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO & BOOLISKA OO
KHASAARAHA SHAACIYEY
Taliska ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyey qarax loo adeegsaday Mooto Bajaaj oo aroortii hore ee saaka oo Axad ah ka dhaca magaalada caasimadda ah ee Muqdisho gaar ahaan degmada Xa mar-jajab
Qoraal uu soo saaray Taliska Booliska ayaa waxaa lagu sheegay in Mooto Baj aaj laga soo buuxiyey wax yaabaha qarxa ay ku qar axday wadada Jeneraal Daa ’uud ee degmada Xa mar-jajab, isla markaana uu ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac.
Booliska ayaa xaqiiji yay in Mooto Bajaajta lagu waday qaraxyada ay soo jiirtay bar lagu hubiyo gad iidka, ayna iyada oo erya nayaan ciidanka amniga Mootada ku qaraxday wadada Jeneraal Daa’uud ee degmada Xamar-jajab.
"Saaka baare 07:30 AM, Degmada Xamar Jajab, ayaa rag saarnaa mooto Baj aaj, ay soo jiireen bar lagu hubiyo gadiidka, iyada oo la raacdeynayo ayeey baja ajtii ku qaraxday Waaxda General Daa’uud, dhagartoodii ay la damacsanayeen Ummadda Sooman ayaa iyagii ku laabatay” ayaa lagu yiri Warka kasoo baxay Booliska. Sidoo kale Taliska Booliska dowladda ayaa sheegay in saddex ruux oo la socotay Mootada ay ku dhinteen qaraxii dhacay, halka qof shacab ah oo wad ada marayay uu dhaawac fudud kasoo gaaray qaraxii saaka ka dhacay mag aalada Muqdisho.
Si kastaba, magaalada Muqdisho ayaa waxaa horey uga dhacay qaraxyo isu gu jiray kuwo Is-miidaamin ah iyo miinooyin, kuwaasi oo geystay khasaaro dhim asho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed, Al-Shabaab ayaana sheegata mas’uu liyada qaraxyadaas.
DARUUSTA
BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN {AXKAAMTA-SOONKA}
TOBANKA HABEYN EE DAMBE IYO LEYLATUL QADDARKA
|
Axad |
Isniin |
Talaado |
Arbaco |
Khamiis |
Jimce |
Sabti |
|
1 |
2 |
3 |
4 |
5 |
||
|
6 |
7 |
8 |
9 |
10 |
11 |
12 |
|
13 |
14 |
15 |
16 |
17 |
18 |
19 |
|
20 |
21 |
22 |
23 |
24 |
25 |
26 |
|
27 |
28 |
29 |
<
Leave a comment |


0 


HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 16 ABRIIL 2023-KA
..