
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 9-KA ABRIIL 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo farriin culus u diray dhallinyarada Al-Shabaab
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ay aa mar kale farriin u diray dhalinyarada Sooma aliyeed ee ku maqan Al-Shabaab.
Madaxweynaha ayaa dhalintaas ugu gacan ha atiyey inay ku soo noqdaan dadkooda oo naftooda badbaadiyaan, isagoo balan qaaday in qofkii ka soo hara Al-Shabaab uu xornimo iyo ammaan ku noolaa doono.
"Walaalayaal, dalkaan iyo da dkaan ayaad ka dhalateen oo dal kale ma lihidiin, kasoo noqda waxaa ku jirtaan, u soo noqo dadkaaga iyo diin taada,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
Madaxweynaha ayaa sheegay in aysan jirin sabab Shalay ku qasbi karta in wiil Soomaaliyeed uu cabsi god kula jiro, isagoo dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab ka codsaday inay isaga soo baxaan dhibka ku heysta duurka.
"Walaal ma jirto sabab aad maalmo badan god ugu jirto oo ugu dhex-saxarooto cabsi darteed, ma xaad ku muteysatay ciqaabtaas aad naftaada geli say? Hadii lagu siray, hadda ayaan kuu sheegey naa diin iyo dadnimo wax aad difaaceyso habay araatee ma jirto,” ayuu hadalkiisa ku soo daray Madaxweynuhu.
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo khudbadaan Shalay ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa shaaciyey go’aanno ay dowladda ku xakamayney so hubka sharci darrada ah ee mas’uuliyiinta dow ladda ay ku dhex wataan caasimadda Muqdisho, ka ganacsiga gaadiidka, agabka ciidamada iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa masuuliyiinta dowladda ka mamnuucay inay gaadiid dagaal ku dhex wataan magaalada Muqdisho, sidoo kale hu bka culus in lagu dhex qaato Muqdisho iyo in laga ganacsado oo dalka laga soo dejiyo agabka ciid amada ayuu mamcuunay madaxweynuhu.
Madaxweynaha ayaa digniintaan si isku mid ah ugu diray ganacsatada iyo siyaasiyiinta, isagoo sheegay in awaamiir qoran ay dowladu kasoo sa ari doonto arrimahaan.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti
Guddoomiyaha G/BS Md.Sh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danji raha cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf.
Guddoomiyaha ayaa dan jiraha kala hadlay xoojin ta xiriirka walaaltinimo iyo midka iskaashi ee ka dhaxeeya shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, isagoona dhambaal saalaan u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka dal ka Jabuuti Md. Dileita Mohamed Dileita oo bishii la soo dhaafay lagu doortay Jabuuti, waxaana uu kula dardaarmay danjiraha cusub inuu ka shaqee yo horumarinta iyo wada shaqeynta walaaltinimo ee labada dal.
Danjire Maxamed Ibrahim Yuusuf oo Guddoom iyaha uga mahad celiyay ayaa xusay in si wanag san loogu soo dhaweeyay dalka, waxaana uu she egay in 2da dal ay kawada shaqeeyaan dhinacya da horumarka gaar ahaan dhinacyada amniga iyo la dagaallanka kooxaha Khawaarijta ah.
Macluumaad la xiriira: Booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland ee Muqdisho Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland, Pekka Haav isto iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Jimcihii bo oqasho ku yimid Magaalada Muqdisho.Madaxw eynaha JFS,Md. Xasan Sh.Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdiga Wasii rka Arrimaha Dibadda Finland.
Qoraal lagu daabacay bogga Villa Somalia ee Twitter-ka ayaa lagu sheegay in 2da dhinac ay ka wada hadl een xoojinta xiriirka laba gees oodka ah ee Somaliya iyo Fin land, iyadoo la iska kaashan ayo arrimaha faa’iidada u leh labada dalka.
Qoraalka ayaa waxaa sidoo kale lagu yiri "Fin land waa saaxiib muhiim u ah horumarka Somali ya.” Ilo wareedyo ayaase sheegaya in kulanka lo oga hadlay hannaanka siyaasadda & nabadda So maliya iyo Geeska Afrika, Arrimaha Deegaanka & Isbedelka Cimilada iyo duulaanka Ruushka ee Ukraine.
Wararka ayaa sheegaya in Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland uu soo jeediyay in la bilaabo wa da tashiyo siyaasadeed, oo u dhaxeeya Somaliya iyo Finland. Kulanka waxaa Madaxweyne Xasan ku wehlinayay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) iyo Wasiirka Deegaan ka & Isbedelka Cimilada, Khadiijo Maxamed Alma khzoumi.
Dhanka kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Fin land ayaa saxiixay heshiis is afgarad ah, oo dhex maray Wasaaradaha Deegaanka ee Somaliya iyo Finland. 2da dal ayaa ku heshiiyay in si dhow loo ga jawaabo isbedelka cimilada, dhibaatooyinka deegaanka & wasakhowga iyo in la xoojiyo aw oodda Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cim ilada Somaliya, oo sanadkii hore la aasaasay.
Wasiir Haavisto ayaa intii uu ku sugnaa Muqdi sho waxa uu la kulmay Saraakiil reer Finland ah, oo Somaliya uga shaqeeya hawlgalada maareynta xasaradaha ee Midowga Yurub iyo Q/Midoobey.
Haavisto ayaa sidoo kale waxa uu la kulmay xu bno ka mida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka asi, oo sanadihii ugu dambeeyay dib ugu soo laab tay Caasimadda Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Xamse Barre oo Shalay Kulan la qaatay Ergey Maxamed Waare
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md.Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskii sa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxwey naha Jamhuuriyadda dhowaan u magacaabay Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goo baha dagaallada Maxamed Cabdi Waare.
R/Wasaare Xamse ayaa ku tilmaamay Md.Wa are inuu yahay Khabiir aqoon durugsan u leh arr imaha loo magacaabay, xukuumadduna ay ku ga can siin doonto gudashada waajibaadkiisa.
R/Wasaaraha ayaa kula dar daarmay Ergayga in uu mudn aanta siiyo ilaalinta xuquuqda dadka rayidka ah ee ku nool goobaha laga xoreynayo arg agixisada, maadaama la bilaabi doono wajiga 2a ad ee howlgallada dalka looga xoreynayo Al- Sha baab, isla markaana uu xaqiijiyo in dadka ku su gan deegaannada la xoreeyo la
gaarsiiyo adeegyada dowladda.
Dhawaan ayey aheyd markii Madaxweyne Xas an Sheekh Maxamuud uu Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare u magacaabay inuu noqdo Ergayga Gaar ka ah ee Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaa llada.
Taliye odowaa oo tegay furinta hore ee dagaal ka sh/dhexe
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaali yeed, General Odowaa Yuusuf Raage oo haatan ku sugan gobolka Sh/Dhexe ayaa booqday fur imaha hore ee dagaalka ka socda gobolkaas oo inta badan looga guuleystay Al-Shabaab.
Odowaa ayaa Shalay gaaray deegaanka Ceel Cali Axmed oo 15 sanno kadib laga saaray male eshiyaadka kooxda Al-Shabaab, isaga oo booqd ay xeryaha ay dagan yihiin ciidanka.
Taliyaha ayaa sidoo kale khud bad u jeediyay cutubyo ka tirsan guu tada 4-aad, qeybta 27-aad ee cii danka Xoogga dalka oo ku sugan de egaanka Ceel Cali Axmed & kuwa deegaanka, isa ga oo kula dardaarmay in laba jibaaraan dadaal kooda, ayna ka hortagaan Al-Shabaab.
Sidoo kale wuxuu ciidanka ku amaanay sidii Al-Shabaab iga saareen dhul ballaaran oo ku yaalla Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo la’isku yiraahdo HirShabelle. Waxa kale oo uu intaasi kusii daray in howlgallada ay sii socon doonaan, inta laga ad kaanyo Al-Shabaab oo weli ku sugan qaybo kamid ah deegaanadaasi.
Booqashada Odowaa ayaa kusoo aaday, ayada oo maalmihii u dambeeyay ay Al-Shabaab kordhisay weerarada ay ku beegsaneyso fariisima ha ciidanka ee ku yaal gobolka Sh/Dhexe.
Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Dhaq-dhaqaaqyadan ayaa kusoo aadayo, aya da oo haatan Hiiraan looga dhawaaqay wejiga la baad ee howlgalka Al-Shabaab looga xoreynayo gobolkaasi.
Si kastaba, Hiiraan iyo Sh/Djexe ayaa xudun u noqdeen kacdoonka haatan ka socda dalka ee lo oga soo horjeedo Al-Shabaab, kaas oo ay ka qa yb-qaadanayaan dadka deeganka.
Waa Maxay danta ku jirtaHeshiiska Dawlada Soomaaliya ay la gashay Kuuba ?
Wasiirka Arrimaha dibadda xukuumadda Soo maaliya Abshir Cumar Haruuse ayaa faah faahin ka warbixiyay muhiimadda xiriirka diblomaasi ee Soomaaliya ay la yeelaneyso dalka
Wasiirka arrima ha dibed da Soo maaliya Abshir Cumar Haruuse ayaa sheegay in Soomaaliyaa iyo Kuuba ay xiriir diblomaasi lah aayeen intii u dhaxaysay 1972 –1977, haatan ay ku heshiiyeen in ay sii wadaan.
"1977,dii waa waqti hore, had da waxaynu joo gnaa 2023,intii u dhaxeysay caal amka wax fara ba dan ayaa iska bedelay, inagoo kale, dowlad qubad leh oo xoog leh la ciseeyo ay aynu ahayn, Dowlad deynii waa duntay, haddana cidla ayaynu
wax ka soo abuurnay, dowlad ayaan Shalay haysanaa, caalamka waa isu guur guuray, waad og ta hay Yurub waa qeybsaneyd, waa midoowd ay, waxay noqotay hadda Midowga Yurub bey samey say, 27-wadan baa is doontay oo sameyst ay urur, xilligaas waxaa jiray Jarmalka oo qeybsa naa wuu midoowbay,” ayuu yiri WasiirHaruuse.
Sidoo kale, wasiirka ayaa tilmaamay in hadda ay ku shaqeeyaan siyaasad ah inaan Soomaaliya wax cadow ah yeelan, saaxibo badana yeelato, ta as oo kor u qaadeysa horumarka iyo diblomaasi yadda dalka.
Si kastaba ha’ahaatee Xiriirkaa Dawladaaha So omaaliyaa kala dhexeya kuuba ayaa hakad gaalay ka dib markii Dawlada kuubba ay la safatay dawl ada itoobiya sanadkii 1977 xilligaas oo Soomaliya dagaal ay kula jirtay dawlada Itoobiya
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kala diray Garsoorka Gobolka Shabeellaha Dhexe
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirsha beelle Cali Guudlaawe Xuseen Markuu arkay qod obka 51aadee dastuurka Dowladda Hirshabeelle.
Markuu arkay: Warqada sumad eedu tahay DGHSH/ MOJHS 24/23 kuna taariikhaysan 07/ 04/2023, taasoo Wasiirka Cad aaladda & Arr. Garsoorka ku soo jeediyay in la kala diro Garsoorka Gobolka ShabeelahaDhexe.
WUXUU MADAXWEYNUHU SOO SAARAY XEERKAN
Qodobka 1aad
1- Laga bilaabo Shalay oo ay taarikhdu ku be egantahay 08/04/2023, waxaa la kala diray
Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe.
2- Xeerkan wuxuu dhaqan-gelayaa marka uu sax iixo Madaxweynaha, waana uu saxiixay.q
Puntland oo xukun dil toogashoah ku riday rag katirsan Al-Shabaab
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Puntalnd ayaa Shalay
dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa si kooban u baahisay magacyada iyo macluumaadka ragga la
xukumay, kuwaas oo kala ah:
1-Abuukar Cabdi Cisaaman (Goobe) ina khadiijo Barre macalin 52jir ah ku dhashay
Muqdisho dil toogasho.
2-Salaad Cabdullaahi Cabdi ina Xamiido Cumar 28jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil
toogasho.
3-Xasan Muuse Axmed (Niini) ina Aasiyo Shiikh Axmed 24jir ah ku dhashayGaalkacyo dil toogasho.
4- Abdikhaaliq Warsame Barre (Madaxey) ina Sur eer Cabdi 26jir ah ku dhashayGaalkacyo dil too gasho.
5- Farxaan Faysal Salaaad Xirsi ina Ubax Axm ed Weheliye 19jir ah ku dhashayGaalkacyo dil too gasho.
6-Abdulaahi Faysal Xuseen ina Xaali Maxamed Xaashi 19jir ah ku dhashayGaalkacyo dil tooga sho.
7-Barkhad Cawil Xirsi Nuur ina Sacdiyo Salaad 19 jir ah ku dhashay Gaalkacyo diltoogasho.
8-Cade Abdulaahi M.Cilmi ina Sacdiyo Maxam ed 22jir ah ku dhashayG/kacyo dil toogasho.
9-Abdiqani Saleebaan Jaamac Faraax (Saylo or) ina Abshiro Yuusuf Xirsi 23 jir ah ku
Dhashay Garoowe dil toogasho.
10-Xasan Jamac Maxamed Cali (Xasan) ina Ru qiyo Maxamed Xaashi 25 jir ah kudhashay Muq disho toogasho.
11- M/med Cali Axamed Muuse ina Waris Nuur Xuseen 24jir ah ku dhashayG/kacyo dil toogasho.
12-Liiban Aadan Muse Cade ina Nimco Xasan Mahdi 20jir ah ku dhashay g/kacyo dil toogasho.
13- Cabdiqani Farxaan C/hi ina Khadro Max amed 18jir ah ku dhashay Gkacyo dil toogasho.
14- Ab/rmaan Cawil Axamed ina Samsam Sale ban 18 jir ah ku dhashay G/kacyo dil toogasho.
Halka Cabdixakiin Jamaac Xasan Dheere ina Maryan Axmed 52jir ah oo ku dhashay Gaalka cyo ay maxkmadu ku xukuntay 20 sanno oo xarig ah.
CXD iyo kuwa dib u xureynta oo howlgalo ka sameeyay deegaano hoos taga Buulaburte
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dib u xoreynta deegaanka ee loo yaqaano ma cawiisleeyda ayaa Shalay howlgalo qorshey san ka sameeyay deegaano ku yaala galbeedka degamada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Howlgalada ciidama da iskaashanaya ayaa waxaa hoggaaminya gu ddoomiyaha degmada Buula burte Xasan Maxa med Cabdi iyo masuuliyiin kale uu ka mid yahay Xildhibaan Cabdiladhiif Maxamu ud iyo Korneyl Cabdinaasir Sheekh Cali iyo saraa kiil kale.
Ciidamada iskaashanaya ayaa howlgalada ka sameeyay deegaanada kala ah Dhagaxyaale, Kili gubadle, Xarar iyo Boocaale oo dhaShalayood ah aa deegaano Al-shabaab ka sugnayeen mudooyin kii dambe. Guddoomiyaha degmada Buulaburte Xasan Maxamed ayaa warbaahinta u sheegay in Al-shabaab ay isaga carareen deegaanadaan, islamarkaana ciidamada ay howlgalada ku burburi yeen fariisimo iyo godad uga qodnaa deegaanada as kooxda Al-shabaab.
Howlgalkaan ay Shalay ka sameeyeen deega anada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa imaanaya, iyadoo wajiga labaad ee howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab uu si rasmi ah dhawaan uga bilaawday gobolka Hiiraan.
Maxaa ka jira in SOMALILAND laga helay qabriga ABGAAL CISMAAN?
Wafdi ka socda beelaha Irirsamaale ayaa Shalay booqday qabriga ninkii ay ka soo farcan tay beelweynta Abgaal oo ku aasan deegaan lagu magacaabo Abdaal oo dhaca inta u dhaxeysa magaalooyinka Barbara iyo Hargeysa.
Wafdigaan oo isugu jira xubno ka soo baxay Mu qdisho iyo xubno ka soo jeeda Somaliland, isla ma rkaana isku baheystay magaca Irirsamaale ayaa Shalay booqday qabriga Sheekh Abgaal Cism aan. Suldaan Hooley oo hoggaaminaya wafdiga Iri rsamaale ee Muqdisho ka baxay iyo Cabdullahi Cumar Calasow oo ah guddoomiyaha dhalinyara da Mudullood ayaa halkaas kula hadlay warbaah inta.
Suldaanka ayaa sheegay in beelaha Hawiye ay Somaliland ka codsanayaan in dhulkaan loo waq fo Sheekh Abgaal Cismaan oo ku aasan.
"Tani waxay cadeyn u tahay in Irirsamaale wda dhashay, odayaashii kale ee Hiraab sida Maxa muud Hiraab (Duduble) waxay ku aasan yihiin Bo orame, awoowgeen Abg aal Cismaan inaan qabr igiisa soo boqano Shalay waxay nooga dhigan tahay wax weyn,” ayuu yiri Sul daan Hooley.
Cabdullahi Cumar Cal asow oo ah guddoomiyaha dhalinyarada Mudull ood ayaa bulshada deegaan kaas uga mahad celiyey sida ay u daryeeleen qab riga, "deeg aankaan waxaa horay u saldhigtay awo owgeen Abgaal Cismaan, hadda waxaan ka dhisi doonaan goobo lagu barto diinta Islaamka,” ayuu yiri Cabdullahi Cumar.
Zakariye Nuur oo ka mid ah dhalinyarada ku jir ta wafdigaan, isla markaana ka soo jeeda deega anada Somaliland ayaa sheegay in imaamka guud ee beelaha Mudulood Imaam Daahir Imaam Max amuud iyo muftiga weyn Sheekh Cismaan Xidig ay gabar ka mid ah wafdigaan oo Caasha Cagoe la yiraahdo u soo wakiisheen inay qabriga ka ag-dhisto masjid & goobo lagu barto diinta Islaamka.
Ciidanka xoogga oo gudaha u galay maxk amadii ugu weyneed ee Al-Shabab
Ciidanka xoogga dalka oo saacadihii lasoo dhaafay qabsaday degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa soo bandhigay sawirro muuji naya inay gudaha u galeen xaruntii ugu weyneed maxkamadda Al-Shabaab ee degmadaas.Sidoo kale ciidanka oo howlgallo culus ka fuliyey gudaha degmada Galcad ayaa qarxiyey dhowr mi ino oo goobo kala duwan ay Al-Shabaab ku sii aa seen, inta aysan isaga cara rin degmada Galcad.
Saraakiisha ciidamada ay aa warbaahinta la wada agy sawirro muujinaya ciid anka oo qarxiyey miinooyin badan, gudahana u ga lay xaruntii ugu weyneed ee maxkamadda Al-Sh abaab ee degmada Galcad.
Sidoo kale saraakiisha hoggaamineysa ciidan ka xoreeyey Galcad ayaa la kulmay odayaasha dhaqanka degmadaas iyo qeybo kale oo ka mid ah bulshada magaalada, iyagoo u cadeeyey in mar dambe aysan ka bixi doonin magaalada oo Shabaab uusan dib ugu soo laaba doonin.
Shacabka ku nool degmada Galcad ayaa baqdin ka qaba inay ciidanku mar kale soo baneeyaan de gmadaas, iyagoo ka gaabsanaya inay wax un cil aaqaad ah la yeeshaan ciidanka, maadaama ay dhibaatooyin kala kulmi karaan Al-Shabaab, hadii Galcad ay mar kale gasho gacanta kooxda.
Saraakiisha ciidanka xoogga hoggaamineysa ayaa odayaasha iyo bulshada ku nool degmada Galcad u xaqiijiyey inay ku socdaan qorshe daga al oo dhameystiran, isla markaana ay sii raacde y sa doonaan Al-Shabaab oo Ceelbuur iyo Galha re eri ay u sii gudbi doonaan.
Madaxweyne Mustafe Cagjar " Taallo dad Soomaaliyeed bahdilaysa maanaan dhisin,
mana dhisi doonoMadaxweynaha dowlad degaan ka SoomaalidaMustafe Cagjar oo ka qaybgalay kulan lagu xusayay tacaddiyadii hadda ka hor ka dhacay degaanka Soomaalida ayaa ka hadlay xaaladihii kala duwanaa iyo dhibaatooyinkii horey degaanka usoo maray.
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo kulankaas ka hadlay ayaa soo had al qaaday arrin maalmihii u dambay say baraha bulshada haysatay, taas oo ahayd in buurta Kaaramardha ee ku taal duleedka magaalada Jigjiga taallo looga dhisayo dadkii Itoobiya uga dhintay dagaalkii 19 77kii ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya.
Haddaba Madaxweynaha oo arrintaas ka jaw aabaya ayaa sheegay in aan Taallo loo dhisayn d adkii dhibka iyo tacaddiga gaystay ee loo dhisayo dadkii uu tacaddigu ku dhacay, " Taallo dad Soomaaliyeed bahdilaysa maanaan dhisin, mana hindisin, mana dhisayno, Taallo haddii la dhisayo waxaa loo dhisayaa tacaddiyadii degaanka Soom aalida kasoo dhacay dadkii loogaystay ee looma dhisimaayo dadkii iyagu tacaddiyadaas gayst ay " ayuu yiri Madaxweyne Mustafe Cagjar.Madaxwenuhu isagoo hadalkiisa siiwata waxa uu xusay in loo baahan yahay in lasameeyo Taalloo yin lagu xusayo halgamayaashii soo maray dega anka Soomaalida iyo Ururadii sidoo kale kasoo hal gamay dowlad degaanka Soomaalida.
Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa xusay in Xukuumaddiisu tan iyo markii ay degaanka timid aan haba yaraatee wax godob ah oo taariikhi ah aysan ka galin Shacabka, waa siduu hadalka u dhi gay Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaali da Mustafe Cagjar.
Hadalka Madaxweynaha ayaa kusoo hagaag aya iyadoo dhawaan Ra'iisal wasaaraha Ito obiya Abiyi Axmed uu soo bandhigay buug uu ugu magac daray "Jiilka Isutagay" kaas oo Abiyi Axmed uu sheegay in buuggaas marka la iib geeyo lacagta kasoo baxda degaa nnada dalku ku dhisi doonaan goobo taariikhi ah, waxa uuna si gaar ah u xusay Abiyi Axmed in ka degaan Soo maali ahaan lacagtaas lagu dhisi doono Taallooyin lagu xusayo dadkii Itoobiya uga dhintay dagaalkii 1977kii. Balse Madaxweyne Mustafe Cagjar taas bad alkeeda waxa uu sheegay in lacagta buugga as kasoo baxda lagu dhisayo goobo lagu
xanaaneeyo Caruurta iyo Dhalinyarada.
Hindiya oo malaayiin Dollar ah ugu Deeqday Hawlgalka Ciidanka ADMIS
Dowladda Hindiya ayaa ugu deeqday 2 mily an oo dol lar Sanduuqa Qaramada Midoobay si ay u gu taageerto Hawlga lka ciidanka midowga Afrika ee Soomaaliya Soo maal iya ee (ATMIS). Dawlada Hi ndiya ayaa hore ,4 Milyan oo Do llar ugu dee qday howlgalka M/ Afrika ee Somaliya(AMISO M ).
Dowladda Hindiya ayaa sheeg tay inay ka go ’an tahay nabad iyo xasillooni ka dhalata Soom aaliya iyo Geeska Afrika.
Hawlgalka Joogtada ah ee Hindiya ee Qa ram ada Midoobay ayaa war-saxaafadeed uu soo saa ray ku xus tay, in Indiya ay taageeray so doorka ay ka ciyaaraan Hawlgalka (ATMIS).
Taageeradaas oo ku aaddan bixinta jawi amm aan oo suurtagelinaya ka hortagga weerarada argagi xiso ee ay geystaan Al-Shabaab.
Ergayga Joogtada ah ee Hindiya u qaabilsan Q/ Mid oobay, Ruchira Kamboj ayaa bar teeda twitter-ka ku she egtay in dowladda India ay ku wareejisay jeeg dhan US $2 Milyan oo loogu tala galay howlgalka M/A . Somaliya.
Biden oo kordhiyey xaaladda deg-degga ah ee Soomaaliya
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Bid en, ayaa muddo hal sano ah ku kordhiyay xaa ladda degdegga ah ee qaran ee ku saabsan So omaaliya, sababo la xiriira amni-darrada ka jirta Soom aaliya.
"Xaaladda ku saabsan Soomaaliya waxay sii ahaan aysaa khatar aan caadi ahayn oo ka dhan ah amniga qa ranka iyo siyaasadda arrimaha dib adda ee Maraykanka,” ayuu Biden ku yiri hadal uu u jeediyay aqalka Con gress-ka.
Falalkii joogtada ah ee burcad bade edda ee xeebaha Soomaaliya iyo xadgudubyada cuna qa bateynta hubka ee uu saaray golaha amm aanka ee Qaramada Midoobay ayaa horseeday in lagu dhawaaqo xaalad degdeg ah oo qaran sanadku markuu ahaa 12-kii April, 2010.
Sannadkii 2012-kii, waxaa la qaaday tallaa booyin la xiriira dhoofinta dhuxusha, taasoo dha qaale ballaaran ka soo geli jirtay kooxda Al-Sha baab oo ku eedeysan ku takri-falka hantida da dweynaha Somaliyeed iyo falal ka dhan ah dadka rayidka ah.
Dowladda Soomaaliya ayaa bilihii la soo dha af ay kor dhisay weerarada ka dhanka ah Al Shabaab, iyadoo ta ageero ka heleysa dadka deegaanka.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ahayd go’aano dhowr ah oo uu qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh Max amuud oo markii uu xafiiska la war eegay ballan qaaday in la dagaa lanka Argagixi sada uu udub dhexaad u noqon doono dadaal lada lagu xasil inayo Afrika.
ATOORE 30 LAFOOD KA JABAY SI UU U BA DBA ADIYO WIIL UU ADEER YAHAY JERE MY RENNER
Atoore ka tirsan taxanaha "Avengers", oo la yirahdo Jeremy Renner, ayaa sheegay in shilkii uu galay xilligii barafka ee bishii Jan naayo uu ahaa mid uu isagu khaladka lahaa.
Renner waxa uu ka jabiyay in ka ba dan 30 la food markii uu isku dayay in uu joojiyo gaariga si uu uga ho rtago inuu dul maro wiil uu adeer u yahay. Shilka ayaa dhacay maalintii koobaad ee sannadkan 2023. War eysigii ugu horeeyay ee Renner oo buuxa tan iyo shilka ayaa la ga sii daayay Khamiistii hore war baahinta ABC, kaasoo oo uu ku yiri: "Waa ina adan ka bixin gaar iga in ta uu ordaya, ma ogtahay wa xa aan ula jeedo? Waxa uu intaa ku daray, "Wuxuu ahaa shilka khalad dhan ka yga ka yimid, oo aan ha dda mirihiisa guranaya." .”Renner, oo 52 jir ah, ayaa laba goor ku guul eystay abaalmarinta Oscar. Wareysiga, oo ay ka qaadday weriyaha warbaa hinta ABC Diane Sawyer ayuu Renner ku sheegay in isaga iyo wiil uu adeer u ya hay oo la yirahdo Alex, oo 27 jir ah, ay isku dayayeen in ay gaariga qoyska ka soo saaraan barafka.
Waxa uu intaa ku daray in markii uu Baabu urka Xa muulku bilaabay in uu Barafka ku tar aaraxo uu Lu gtiisa u saaray Banaanka Baab uurka si uu u hubiyo in Alex uu Waddada taa gan yahay iyo in kale,isaga oo aan si toos ah u xakameyn bareega, ka dibna uu ka dhacay gaariga .Renner
Isaga oo ka baqaya in Alex uu maro baabu urka ay uu Renner isku dayay in uu mar kale bo odo si uu u jo ojiyo baabuurka, laakiin nasiib da rro isagii ayuu ga ariga dul-ma ray. Waxa uu sheegay in uu qayliyay ma rkii uu gaadh iga hoosti isa galay.
Mar la weydiiyay inuu xanu unka xasuusto, wuxuu ku jawaabay: "Haa! Daqi iqad kasta wa an xusu ustaa, way adag tahay in la qiyaaso da reenkaas, waxaan dare emay sida iyadoo naf ta la iga qaadayo."
"Waan ka samray oo waxaan ka ku fakaray xitaa had dii aad noolaato ma curyaan baad no qon doo ntaa?”
Si kastaba ha ahaatee, saddex bilood ka dib da aw ayn degdega ah oo uu helay, Renner ay aa markii war eysiga ABC laga qaadayay lug ihiisa ku socday isagoo isticmaalaya biraha lagu kutubo.
Renner ayaa markii uu arkay inuu markale lugihii sa ku socon karo waxa ma had ballaaran kula dul-dha cay qoyskiisa sida ay u garab istaageen iyo jacaylka ay u muujiyeen is agoo sheegay in taasi ay sii laba jib aart ay xir iirka jacayl ee ka dhaxeeya isaga iyo qoy kiisa. Ugu dambeyn waxaa uu yiri: "Marnaba kama qo wmameynayo wixii igu dhacay mana doonayo inayu ur ku taallo igu noqoto, waxaan doonayaa inaan is ka ilaa bo oo aan nolosheyda sii wato. ”XIGASHO:-BBC
WAA KUMA GARSOORAHA AAN QOSLIN EE GACANTA KU HAYA DACWADDA TRUMP? Garsoore Juan Manuel Merchan
Garsooraha gacanta ku haya dacwadda Don ald Tru mp ayaa og riwaayadda madaxweynihii hore uu keenayo maxkam adda. Horay ayay da cwad maxkame ed ugu kulmeen oo sannadkii 2022, Gars oore Juan Man uel Merchan ayaa madax ka ahaa dacwaddii wax isdaba marinta cashuurta ee kee ntay in madaxa dhaqa alaha ee Ururka Trump, Allen We isselberg la xukumo
In ka badan 16 sano ayuu kur siga ku fadhi yaa, laak iin kiiskan ayaa noqonaya kan ugu ca ansan ee maxkam addiisa soo mara. Xaaki mka maxkamadda sare ee gobolka New York ayaa sidoo kale hogaaminaya kiis ciq aabeed oo ka dhan ah Steve Bannon, oo ay isku dhow aa yeen Trump kaas oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta wax isd aba marin iyo lacag la xiriirta hay ’ad samafal oo la rabay inay gac an ka geysato dhismaha darbiga Mareyk anka iyo Mexico.
Jimcihii, Trump ayaa bartiisa bulshada ee Truth Soc ial in Justice soo dhigay qoraalkan " Qareen Mer chan wuu i neceb yahay”
WAA KUMA GARSOORE JUAN MERCHAN?
Justice Merchan wuxuu bilaabay shaqadiisa shar ciga ah sannadkii 1994, ka dib markii uu ka qalin jabiy ay Kuliyadda Sharciga ee Jaamac adda Hofstra. Waxa uu dhowr sano ku qaatay Xafiiska Xeer Ilaali yaha Deg mada New York, ka hor inta uusan noqon ku xigeenka xeer ilaali yaha guud ee Degmada Nassau 1999-kii.
Ka dib waxa uu u noqday kaaliyaha xeer ila aliy aha guud ee labada degmo ee Nassau iyo Suff olk.Duqa ma gaalada New York ee Michael Bloom berg ayaa loo mag acaabay garsooraha maxkamad da qoyska ee degmada Bronx 2006-dii.
Garsoore Merchan waxa uu ka soo shaqeeyay Maxkamadda Sare ee Degmada New York, isaga oo gudd oominaya arrimaha dembiyada, ilaa 2009-kii.
"Waa sharci yaqaan dhab ah, caqli badan oo xitaa xanaaq badan," qareenka difaaca Manhattan Ron Ku by ayaa u sheegay NBC News. "Ma ah an mid ka mid ah garsoorayaasha ku qeyliya qareennada, waxaana lagu sifeeyaa garsoore aad u adag." Sannadkii hore, kiiskii ka dhanka ahaa ururka Trump, Justice Merchan wuxuu ku adkaystay in eedaymahani aanay gabi ahaanba ahayn kuwo siyaasadaysan.
Qareenka ururka ayaa isku dayay inuu ku doodo in Mr Weisselberg loo bartilmaameedsaday xiriirkii uu la la haa madaxweynihii hore.
Garsoore Merchan ayaa sheegay in dooddaasi aysan ahayn wax sharci ah.
Maxay tahay doodda haweeneyda sheegtay inuu Trump la seexday?
Trump iyo Stormy Daniels Stormy Daniels ayaa sheegtay inay Trump xiriirla lahayd sanadkii 2006, taasoo uu si weyn u beeniyay.
Sanadkii 2016, waxa ay bilowday inay war baahinta u soo bandhigto waxa dhexmaray iyada iyo Trump.
Qareenkiisa Michael Cohen ayaa haweeneydaas siiyay 130 kun oo dollar si ay uga aamusto arrinkaas. Lacagta noocaas ah ayaa sharci darro ka ah Maraykanka, waa tan lagu haysto Donald Trump. Waxaa lagu haystaa inuu ka been sheegay diiwaankiisa ganacsiga oo uu lacagtaas ku sheegay mid lagu bixiyay shaqo uu qabtay qareen.
Maxkamadda ayaa lagu weydiin doonaa Trump su’aalaha la xiriira hannaanka bixinta lacagtaas. Madaxweynaha hore ayaa beeniyay inuu wax dembi ah galay, waxaana uu dacwadda ku tilmaamay mid ay siyaasadi ka dambeyso. XIGASHO:-BBC
SAADAAM XUSEEN: MAXAA LAGU OGAADAY SAHANKA CUSUB EE LAGA SAMEEYAY CIRAQ?
Saadaam Xuseen
Inta badan dadka reer Ciraaq ayaa sheegay in xaaladda uu ku jiro waddanka ay ka sii dartay tan iyo markii uu Maraykanku duullaanka ku qaaday sanadkii 2003-dii, sida lagu sheegay sahan cusub.
Waxay ku soo beegmaysaa iyadoo dalkan qaniga ku ah saliidda ee ku yaalla Bariga Dhexe laga xusayo 20-sano guuradii ka soo wareegtay markii xukunka laga tuuray Madaxweynihii Ciraaq, Saddaam Xuseen. Gallup International, oo ah hay'ad caalami ah oo aan macaash doon ahayn, ayaa sahan toos ah ka samaysay dham maan 18-ka maamul ee Ciraaq.
Mar wax laga weydiiyey xaaladda Ciraaq ee hadda marka loo eego duulaankii Maraykanka ka hor, ayay 60% dadkii ka jawaabayey waxay sheegeen in ay ka sii dartay xaaladda, halka 40% ay sheegeen inay xaaladda soo hagaagtay.
Shiicada Carabta ah ee ku nool Ciraaq intooda badan waxay noqdeen kuwo awood siyaasadeed leh wixii ka dambeeyay 2003-dii, taas oo caro ka dhex abuurtay Carabta Sunniga ee Ciraaq, Kurdiyiinta iyo bulshooyin ka kale ee laga tirada badan yahay.
Kala qaybsanaantan dhanka bulshada ayaa ka muuqata sahanka iyada oo inta badan Muslimiinta Sunniga ah, oo qiyaastii gaaraya ilaa boqolkiiba 54% ay aaminsan yihiin in noloshooda ay ka wanaagsanayd xilligii dowladdii Saadaam Xuseen.
Iyadoo ay jirto qiimeyntan xun, ayaa hadana waxaa jira astaamo horumar muujinaya, Mid ka mid ah sad dexdii qof ee ka jawaabay su'alaaha ayaa ku tilmaamay xaaladda Ciraaq mid "sabool ah".
Markii Gallup International ay gashay kaydkeeda oo ay eegtay jawaabta isla su'aashaas oo la weydiiyay dad ka sanadkii 2003-dii, waxay ogaatay in ku dhawaad laba ka mid ah saddexdii qof ee reer Ciraaqi ahba ay bixi yeen jawaab tan la mid ah.
Nin 45 jir ah oo ku nool gobolka Anbar ayaa kooxda sahanka wadday u sheegay: "Way adag tahay in la og aado in xaaladdu ka soo raynayso ama ay ka sii dartay, isbeddellada dalka ka dhacay ayaa muujinaya rajo wan aagsan, waxaana rajeyneynaa inaan illowno wixii hore."
Askar Maraykan ah oo burburinaya taalada Saddaam Xuseen Qoraalka sawirka,
Askar Maraykan ah oo burburinaya taallada Saddaam Xuseen Maray kanku waxa uu weeraray Ciraaq sanadkii 2003-dii isa goo aaminsan in waddanku haysto 'hubka wax gumaada' iyo in taliskii Saadaam Xusseen uu halis ku ahaa ammaanka caalamka. Laakin wax caddayn ah oo ku saabsan in Ciraaq ay haysatay hubka wax gumaa da ilaa hadda lama shaacin.Dagaalka ayaa wuxuu sababay dhimashada boqolaal kun oo reer Ciraaq ah iyo xasillooni darro daba-dheeratay oo dalkaasi ka dhacday.Inkasta oo ay dawladda Maraykanku qiil ka bixisay, haddana waxa ay u muuqataa in dad badan oo Ciraaqiyiin ahi ay weli ka shakisan yihiin sababaha ka damb eeyay in dagaal lagu soo qaado. Boqlkiiba 51% Ciraaqiyiintu wa xay aaminsan yihiin in Maraykanku Ciraaq u gu soo duulay si uu u xado kheyraadkiisa.
Dareenkan ayaa ah mid aad ugu xooggan gobollada koonfur-bari iyo gobolka Anbar oo qani ku ah salii dda iyo gaaska.
Dhanka kale, boqolkiiba 29% oo ka mid ah dadka la wareystay ayaa aaminsan in ujeedka duulaanka uu ah aa in la afgambiyo taliskii Saadaam Xusseen. Sababaha kale, ay dadku qaar sheegeen ayaa waxaa ka mid ah aa: danaha qandaraaslayaasha ka tirsana ciidamada difaaca Maraykanka, la dagaalanka argagixisada iyo in Cir aaq laga dhigo dal dimuqraadi ah. Markii duulaankii uu Maraykanku hoggaaminayey uu meesha ka baxay, wa xaa soo baxay maleeshiyo beeleedyo. Dalka ay jaarka yihiin ee Iran ayaa sidoo kale waxaa saameeyay colaad da maadaama boqolkiiba 60% dadka Ciraaq ay yihiin Muslimiin Shiico ah, oo muddo dheer la cadaadinayey xilligii Saadaam Xusseen.
Sannadkii 2014-kii dalka Ciraaq waxaa saameeyay dagaal cusub oo ka dhashay is ballaarintii dowladda Islaamiga ah oo taageero ka heshay dadka Sunniga ah ee daggan waqooyiga. Boqolkiiba 51% Ciraaqiyiintu waxay aaminsan yihiin in Maraykanku Ciraaq ugu soo duulay si uu u xado kheyraadkiisa.
Qoraalka sawirka,
Boqolkiiba 51% Ciraaqiyiintu waxay aamin sanyihiin in Maraykanku Ciraaq ugu soo duulay si uu u xado kheyraadkiisa.
Baqdaad waxay Mareykanka iyo xulafadiisa ka heshay taageero milatari oo culus taas oo sababtay in mee sha laga saaro kooxda IS sannadkii 2018. Tan iyo markaas, wax u eg xasilooni ayay heleen dadka reer Ciraaq.
Ciraaqiyiinta ayaa ku kala qeybsan mustaq balka ku lug lahaanshiyaha Mareykanka ee dal kooda, sida lagu sheegay sahanka. Tirada askarta Mareykanka ayaa sare ugu kacday ku dhawaad 170,000 sannadkii 2007- dii balse ku dho waad 2,500 oo askari ayay gaarayaan.
Dadka ka jawaabay su'aalaha sahanka ee ku nool qaybta koonfureed ee Ciraaq ayaa waxay door bidaan in Maraykanku si degdeg ah uga baxo dalka halka kuwa ku nool waqooyiga, oo ay kamid yihiin kuwa deggan gobolka Kurdistan ee Ciraaq, waxay rumaysan yihiin in joogitaan ka Maraykanku uu lagama maarmaan yahay.
Ilaa boqolkiiba 75% Shiicada Ciraaq ee la waraystay waxay u arkaan imaatinka ciidamada is bahaysiga Maraykanka mid xun. Waxay u janj eeraan Ruushka marka la eego xiriirka dhow ee u dhexeeya Tehran iyo Mo scow.
Dhaqaale ahaan, Shiinaha ayaa door aad u sareeya ka qaatay Bariga Dhexe sannadihii u dambeeyay inkasta oo gobolka ay ka socdaan dalladda ammaanka ee uu wado Maraykanka. Beijing ayaa dhawaan ku dha waaqday 'wada hal' u dhexeeya Iran iyo Sucuudi Carabiya hal kaas oo ay ku heshiiyeen inay dib u soo celi ya an xiriirkooda diblomaasiyadeed. Laakiin mustaqbalka dhallinyaradu mugdi ayuu ku jiraa- waxaa shaaca laga qaaday dhaqdhaqaaqa bul shada ee Tishreen ama Oktoobar kaas oo ka bilaabmay waddooyinka Baghdad 20 19 kaasoo si naxariis darro ahna loo xakameeyay.
Ku dhawaad mid ka mid ah saddexdii qof ee Ciraaqiyiin ah oo da'doodu u dhaxayso 18-24 jir ayaa doonaya in ay dalka ka baxaan
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Qoraalka sawirka,
Ku dhawaad mid ka mid ah saddexdii qof ee Ciraaqiyiin ah oo da'doodu u dhaxayso 18-24 jir ayaa doonaya in ay dalka ka baxaan
Halka boqolkiiba 47% Ciraaqiyiinta la waraystay ay rabaan inay dalkooda joogaan oo ay dhist aan waddan cusub, boqolkiiba 25% dadka wax ay rabaan inay dalka isaga baxaan oo nolol ka raadsadaan waddamo kale.
Qof aan magaciisa la shaacin ayaa u sheegay kooxdii horkaceysay sahanka: "Tirada sii kordheysa ee dhalinyarada Ciraaq, gaar ahaan ragga ku nool Baqdaad, waxay u arkaan in mus taqbal wanaagsan ay ka hela yaan dalka dib addiisa."
Ku dhawaad mid ka mid ah saddexdii qof ee Ciraaqiyiin ah oo da'doodu u dhaxayso 18-24 ilaa jir ayaa do onaya in ay dalka ka baxaan kuwaas oo eedeyn dusha uga tuuray siyaasiyiin ta dalka, waxay sheegeen inay ku lug leeyihiin dhibaatooyinka musuqmaasuqa ee muddada dheer soo taagnaa.
Laakiin dhibaatada Ciraaq laguma soo koobi karo tirokoob. Malaayiin Ciraaqiyiin ah, ay aa labaatankii sano ee la soo dhaafay isku bu uqay. Haddana waxaa soo baxaya jiil cusub oo dhaxlaya culayskii hore iyagoo ku dadaalaya qaabaynta mustaqbal wanaagsan.
Iyadoo ugu yaraan boqolkiiba 40% dadka Ciraaq ay da'doodu ka yar tahay 15 jir, ayaa jiilk an da'da yar waxay u muuqdaan inay jecel yiiin inay helaan xasilooni dhanka dhaqaalaha ah iyo fursadaha shaqo. Waxaa la rajeynayaa in madaxda Ciraaq iyo taageerayaasha caalamiga ah ay kicin doonto xaaladda ka taagan dalkaas.
XIGASHO:-BBC
Israa’iil oo weerar ku qaadday dalka Lubnaan
Milatariga Israa’iil ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday bartilmaameedyo ay leeyihiin koo xda Fal astin iyiinta ee Xam aas ee koo nfurta Lubnaan iyo Marinka Qaza.
Milateriga ayaa sheegay in weerarradan ay jawaab u ahaay een 34 gantaal oo laga soo ri day Lubnaan Khamiistii laguna gara acay wa qooyiga Israa’iil. Gantaalladan ayay Israa’iil ku eedeysay kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas.
Maleeshiyada Qaza ayaa dhankooda tob naan ganta allo ku garaacday Israa’iil .
Xiisaddan ayaa ka dhalatay ka dib markii bo oliska Israa’iil ay weerareen masjidka barak eysan ee Al-Aqsa
Jilaaga Shah Rukh Khan oo mar kale caan nimadiisa ay sare u kacday
Jilaaga caanka ah ee Shah Rukh Khan ayaa kaalinta 1-aad ka galay
cod bixinta 100-ka qof ee ugu saameynta bad an majaladda Time.Codbixintan, waxa uu ka ga adkaaday sha khsiya adka ay ka midka yihiin Lionel Messi, Amiirka Britain ee amiir Harry iyo Princess Meg han Ma rkle,Michelle Yeoh iyo madaxa shirkad da Meta Mark Zuckerberg.
Wargeyska Time ayaa sahankan ka dhex samayay akhristayaashi isa iya da oo la we ydiiyay shakhsi yaadka ugu saama ynta badan sannadkan
Codeynta, Shah Rukh Khan wuxuu helay bo qolkiiba afar tirada guud ee codadka dhiiba tay. Shahrukh Khan filimkisa uu dhawaan soo saa ray ee Pathan ayaa noqday mid si weyn u hirgal ay oo loo daawaday Waxa uuna soo xareeyay lac ag badan.
Amiir Harry ah wiil uu dhalay Boqorka UK oo laga yaabaa inuu waayi karo fiisaha Mareykanka taasina waxay halis gelinaysaa xiriirka uu la leeyahay Meghan Markle
Amiir Harry iyo Meghan Mar kle waxay u guure en Mar eykanka 2020 ka dib markii ay ka tanaa suleen magacya doodii boqornimo si ay ugu noolaadaannolol wanaagsan oo deggan.
Si kastaba ha ahaatee, no loshooda halkaas ayaa la ga yaabaa inay halis gasho iy adoo dha waan la shaaciyay in Harry dib loogu celin karo Boqortooyada Ingiriiska sababo la xir iira dha waaqiisa. Mucaarad nimo ee batay
waxaa hadda baaraya mas’uuliyiinta Mare ykanka ka dib markii uu ku sheegay xusuust iisa , inuu horey u isticmaalay walxo sharci dar ro ah. Sida ay qabaan khubarada socdaalka, ta ni waa sab ab sax ah oo lagu kansali karo fii sihiisa. Amiir Harry ayaa ku andacoonaya in bo qortooy adu aysan muhiim u ahayn isaga, tan ina waa si da uu u muujin doono
Waxaa jira caddayn walxaha uu Harry istic maalay waxaa ka mid ahaa Cocaine, marij ua na,iyo boqoshaada hallucinogenka.Wuxuu shar raxay inuu u adeegsaday inay la tacaalaan niy ad-jabka ay geerida Princess Diana u keentay.
Si kastaba ha ahaatee, Amiir Harry waa inuu su’aalo waydiiyo sarkaal socdaalka ah si uu u helo fiisaha sidaas darteed tani waxay ka dhi gan tahay inuu been sheegay intii hawsha lagu jiray oo uu ka qariyay xogtan.
Kaitlin Davies, oo ah qareen socdaalka, ay aa sharraxday inay u badan tahay in Amiir Har ry fiisaha Mareykanka la kansali doono tan dart eed. Tani waxay halis gelin kartaa xaaladiisa da ganaanshaha iyo xiriirka uu la leeyahay Megh an Markle. Sidoo kale, waxaa la sheegay in la maanahan ay durba raadinayaan meelo kale oo ay ku noolaadaan, haddii ay dhacdo in maamul ka Mareykanka uu ka saaro
Mo Farax oo kaalinta 7-aad ka galay tartan orod ah oo lagu qabtay dalka Gabon.
Mo Farax ayaa kaalinta 7-aad ka soo galay tartan orod ah oo lagu qabtay dalka Gabon. Mr Farax ayaa 30 daq iiqo iyo 41 ilbiriqsi ku soo ga lay kaalinta todobaad tartanka oo ahaa midka 10 Km la ordayay, ka hor tartanka ee Marathon-ka ee London .
40-jirka afarta jeer ku guuleystay Olimbikada Faarax ayaa tababar ku qaadanayay dalka Ito obiya si uu ugu di yaar garoobo orodka 23-ka April. Waxa uu ku dha waaqay bishii Janaayo in uu rajaynayo 2023 uu noqdo sannadkiisii ugu dambeeyay ee tartanka ka hor inta uusan hawlg ab noqon.
Vincent Kipkemoi oo u dhashay dalka Ken ya ayaa ku guuleystay tartanka Gabon 28 daqi iqo iyo 11 ilbiriqsi ayuuna ku dhameeyay. Faar ax ayaa ka baaqday tartankii orodkii Marathon-ka London ee 2022-kii, ka dib markii uu dhaa wac ka soo gaaray Sinta waxaana san adkan uu noqon doonaa tartankii ugu horeeyay ee mar at hon-ka ah tan iyo 2019-kii. Marathon-ka London 2023 waxa si toos ah looga sii dayn doonaa TV-ga BBC, iPla yer iyo online.
China oo dhoolatus militari ka billaabay aagga TAIWAN
Shiinaha ayaa hareeraha Taiwan ka billaab ay sad dex maalmood oo dhoollatur militari ah Sabtidii, si ay u muujiyaan carada ay ka qaade en kulanka ma daxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen ay la yeelatay afh ayeenka Aqalka Wakiila da Mareykanka, iyadoo wasaa radda difaaca ee Taiwan ay sheegtay inay si deggan u ga jawaabi doonto. Dhoolatuskan oo lagu dhawaa qay maalin ka dib markii Tsai ay kasoo laabatay Mareykan ka, ayaa si weyn loo sugayay kadib markii Shiinuhu uu cambaareeyay kulankii uu afhayeenka Aq alka Wakilada Mareykank Kevin McCarthy kula yeeshay Los Angles.
Shiinaha ayaa u arka Taiwan oo si dimoqraa di ah loo maamulo, inay tahay dhul ay iyadu le edahay, iyada oo Shiinuhu aanu weligiis ka fog aan inay xoog u ade egsato si ay jasiiraddaas u maamusho.
Dowladda Taiwan ayaa si adag uga soo ho rjeeda eedeymaha Shiinaha.Wasaaradda Difaa ca ee Taiwan ayaa sheegtay inay la socoto xaa laddan, isla markaana ay si weyn u feejigan tah ay, ayna ka jawaabi doonto si da ku habboon, si ay u difaacdo ammaankeeda.
VOA – Reuters
DARUUSTA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN {AXKAAMTA-SOONKA}
AxkaamtaSoonka‐35‐ ( 60. Sadaqada (zakada) waxaa uun mutta fuq arada, masaakiinta, kuwa ka shaqeeya, kuwa la soo dhawayn quluubto oda, kuwa la xorayn, kuwa (xaqa) ku daynoobay, jidka eebe iyo socdaal ka, waana wax eebe faral yeelay, ilaahayna waa oge falsan ).
18. Ciidul Fidriga ( Ciidda Soonka) ØCiidul fidriga waa maalin farxade ed oo dadka ku faraxsan yihiin sida qiima ha badan ee Alle ugu dhamayst iray soon kii ay bisha barakaysan soomayeen, una xalaaleeyay cuntadii iyo cabbiddii marka hore xaaraamta ka ahayd, waa maalin mud an in lab adiyo takbiirta (ALLAAHU AKBAR TA) sadaqada, salaanta iyo booqasha da, sidookale waa in la is nadiifiyo, labis wanaagsanna lagusoo labisto, waana in banaanka (garoonka cii dda) loo soo bixiyo ciyaalka, dumarka daahirka ah, kuwa aan daahirka ah ayn iyo gabdhaha maqabiyadaha ah dhamShalayood , si looga faa’iideys to ducada iyo barakada maalinkan uu leeyahay. عن أنس (رضي الله عنه) قال: ( كان رسول الله (صلى الله عليه وسلم) لا يغدو يوم الفطر حتى يأكل تمرات ) (قال الحافظ: أخرجه البخاري معلقا) ( Anas (r.c.) wuxuu yiri: Rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu ahaanjirey: mid aan kallihin maalinta fidriga (ciidul fidriga) il aa uu cuno timiryaalo ). عن ابن عمر قال: (كان رسول الله صلى الله عليه وسلم: يخرج إلى العيد ماشيا، ويرجع ماشيا) (حسن، أخرجة: ابن ماجة) ( Ibnu cumar (r.c.) wuxuu yiri: Wuxuu ahaan jirey rasuulkii Alle (s.c.w) mid xagga ciidda usoo baxa isagoo lugaynayo, wuxu una noqon jirey isagoo lugaynaya ).
AxkaamtaSoonka‐36‐
Ibnu cabaas ( r.c) waxaa laga warinayaa, inuu nabiga (s.c.w) tukaday maalinta ciidda: laba rakcadood oo hortood iyo dabadood uuna Salaad tu kanin. (waxaa wariyay bukhaari iyo muslim) عن أم عطية نسيبة الأنصارية (رضي الله عنها) قالت: أمرنا رسول الله صلى الله عليه وسلم: أن نحرج في العيدين العواتق وذوات الخدور، وأمر الحيض أن يعتزلن مصلى المسلمين (متفق عليه، واللفظ لمسلم) (Ummu cadiyah nusaybah oo reer ansaareed ahayd (r.c) waxay tiri: Rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu na amray inaan labada ciido od dhexdooda soo saarno gabdhaha bikaarada ah ee qaangaadhka ku dhaw iyo kuwa maqabiyada ah, kuwii xaydka qabayna wuxuu amray inay ka dheeraadaan muslimiinta goobtay ku tukanayaan).
Ø Salaadda ciidda way ka duwan tahay salaadaha kale, waxyaabaha ay kaga duwantahayna waxaa kamid ah inay tahay salaad aan aadaan iyo iqaamo midna lahayn. عن ابن عباس (رضي الله عنه) أن النبي (صلى الله عليه وسلم) صلى يوم العيد بلا أذآن ولا إقامة. (أخرجاه مطولا) ( Ibnu cabaas (r.c) waxaa laga warinayaa inuu nabiga (s.c.w) tukaday maalinta ciidda ah, aadaan iyo iqaamo la’aan ).
Camar binu shucayb wuxuu aabihii kawarina yaa oo awawgii kasoo wa rinayaa inuu yidhi: nabigii Alle (s.c.w) wuxuu yidhi: ( التكبير في الفطر سبع في الأولى وخمس في الأخرى، والقراءة بعدهما كلتيهما ) (أخرجه: أبوداود) ( Ta kbiirta (salaada ciida) fidriga dhexdeeda ah waa: todobo ku jirta (rakcad da) iyo shan midda kale ku jirta, akhrintana dabadood bay ahaatay labad oodaba ).
Nucmaan binu bashiir (r.c) waxaa laga warinayaa in rasuulkii ALLE (s.c .w) ahaanjirey mid labada ciidoodba ku dhex akhriya: (سبح السم ربك الأعلى) iyo).هل أتك حديث الغشية) .….La soco Berri
WAR-GELIN:-
ku socota dhammaan Macaamiisha wargeys ka iyo Akhri satayaashi isa Sharafta leh, wux uu Maamulka wargeyskan ku wargekin ayaainay ilaaliyaan Nuqullada wargeyskan oo qeybo ka mid ah fadaa’isha Bisha Barakeysan ee Ra madaan Daruus la xiriirta ay ku qoran yihiin iyo Aayado khumur’aanka Kariim ah Sidaas daraadeed waxaa uu maamulka leeyahay walaalayaal xafida Alle ha idin xafidee kana ilaali meelaha aan ku habooneyn ee wasaqeysan in aad dhigtaan ama aad ku tuurtaan Wargeyskaan. Qaasatan Inta Lagu Jiro Maalmaha Bisha Ramadaan waxaana mar labaadkaa codsaney naa inaad ka dhowrtaan kana ilaaliso meelaha wargelinta lagu muujiyey Mahadsanidiin
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 9-KA ABRIIL 2023-KA
,