HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 6-DA ABRIIL 2023-KA

0
Thursday April 06, 2023 - 08:29:15 in Wararka by
  • Visits: 592
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 6-DA ABRIIL 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan oo shaaciyay arrin uu wejiga labaad ee dagaalka ‘ku qasbi doono’ Al-Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sh.Ma xamuud oo ka hadlay dagaalka kooxda Al-Shaba ab, gaar ahaan wejiga 2aad ee dhawaan bilaab an doona ayaa waxa uu shaaciyay "in kooxda ay ku qasbi doonaan miiska wada-hadalka.”

Madaxweynaha ayaa rejo wanaag ka muujiyay in duulla anka cusub ee milateri ee dha waan ka bilaaban doona dalka looga adkaan doo no kooxda Al-Shabaab, kaasi oo wejigiisi hore la gu xoreeyay deegaano horleh.

"Laba arrimood ayaa jira in Al-Shabaab looga ad kaado, mid waa milateri ahaan, mid kalena waa fik ir,” ayuu Xasan Sh.ku yiri wareysi uu siiyay warg eyska afka dheer ee Financial Times.

Madaxweyne Xasan Sh. ayaa waxa uu sheegay in hadafkiisa ugu dambeeya ee howl-gallada ka dhanka ah Al-Shabaab uu yahay "sidii uu kooxda ugu celin lahaa meel cidhiidhi ah oo aan ka ahayn inay nabada qaataan,” sida uu hadalka u dhigay.

"Dagaalka fikradeed wuxuu sii socon doonaa in muddo ah, laakiin, midka militariga, waxaan aami nsanahay inaan kaga adkaan doono iyaga,” ayuu yiri madaxweynaha oo Financial Times wareysi ga ar ah ku siyay xarunta madaxtoyada Villa Somalia.

Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa "Al-Shabaab wa xay weli dareemayaan inay sii noolaan karto, wax aana sidoo kale rumeysannahay in fursadda wa da-hadallada aysan weli qaan-gaarin. Laakiin dha maadka, tani waxay ku dambayn doontaa wada-hadal.”

Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya xilli dha waan uu dalka ka bilaaban doono wejiga 2aad ee dagaalka kooxda Al-Shabaab, kaasi oo ay qeyb ka yihiin ciidamo ka socda dalalka Ethiopia, Kenya iyo Jabuuti. Wejiga 1aad ee dagaalka ayaa waxay Al-Shabaab ay lumisay deegaano horleh oo sa nado badan ay ka talinayeen, taasi oo lagu qiyaas ay 3 meelood meel meelaha ay ka joogaan gobol ada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya

Prof: Ismaaciil Hurre Buubaa oo dalka Turkiga ku geeriyooday

Prof: Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ahaa siyaasi iyo aqoonyahay xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya iyo Somaliland, ayaa ku geeriyooday magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Md.Buubaa waxa uu xilalka ray sal wasaare ku xigeenka, Wasiir kaWaxbarashada, Wasiirka arri maha dibadda iyo Wasiirka maal iyadda kasoo qabtay Soomaaliya, isaga oo sidoo kale noqday wasiirkii maaliyadda ee ugu horeeyay ee ay Somaliland yeelato, markii ay dowladii kacaanku dhacday.

Buubaa wuxuu ahaa siyaasi iyo aqoon yahan caan ka ah gayiga Soomaalidu dagto, wuxuuna ku dhashay M/Hargaysa, isaga oo afartii sanno ee no loshiisa ugu horaysay ku qaatay deegaanka Awaa re ee Itoobiya, wuxuuna waxbarashadiisii asaasi ga ahayd ku qaatay M/Borama. Ka dib markii uu dugsiga sare dhamaystay ayuu deeq waxbarasho ka helay dalka Maraykanka, alkaasi oo uu ku dha maystay waxbarashadiisii heerka1aad &l2aad ee jaamacada.

Md.Buubaa waxa uu noqday macalin kadib ma rkii uu dhamaystay waxbarashadiisa jaamacadda, wuuxna ka howlgalay dugsiyo ku yaalay dalka gu dihiisa iyo jaamacadii Boqor Cabdicasiis ee dalka Sacuudi Carabiya, waxa kale oo uu mudo la sha qeeyay ururka Jaamacadda Carabta. Md.Buubaa sannadihii u danbeeyay wuxuu dagaanaa M/Harg aysa isago ka dhex muuqday fagaarayaasha siy aasada lagu falanqeeyo, wuxuuna xubin ka ahaa xisbiga Waddani isagoo dhawaan ku biiray Urura da cusub ee siyaasada.

Wasiirka waxbarashada XFS oo booqday safaaradda JF Soomaaliya ee dalka Hindiya

Wasiirka wasaaradda waxbarashada DFS Md. Faarax Sh/C/dir oo Shalay booqasho ku tagay xa runta safaaradda JF Soomaaliya ee M/New Delhi ee dalka Hindiya ayaa halkaas waxaa ku soo dhoweeyay Dan jiraha dowladda Soomaaliya Md. Axmed Cali Daahir, qun sulka ahna Ku xigeenka safiir ka mudane Cabdifataax Cabdullaahi Nuur iyo dibl omaasiyiin kale. Wasiirka ayaa ka mahadceliyey soo dhaweynta loo sameeyey, isagoo booqday dhammaan xafiisy ada ay ka kooban tahay safaa raddu.

Intaasi ka dib, Danjire Axmed Cali Daahir ayaa warbixin guud ka siiyey xaaladaha kala duwan ee Soomaalida ku nool dalka Hindiya, sida uu yahay xiriirka labada dal iyo wada shaqeynta ka dhexey sa hey’addaha kala duwan ee dowladda.

Hindiya waxay uu ka mid tahay dalalka ugu ba dan ee ay dadka Soomaaliyeed u soo doontaan adeegyada kala duwan sida waxbarashada, caa fimaadka iyo ganacsiga guud.

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo ka tacsi yeeyay geerida marxuum Ismaaciil Maxamuud Hurre

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS MD.Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ta csi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dha mmaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeri yooday Alle ha u naxariistee Marx uum Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo Shalay ku geeriyood ay magaalada Ankara ee caasi madda dalka Turkiga.

Guddoomiyaha ayaa marxuumka ku tilmaamay in uu kaalin weyn ka soo qaatay geedi socodka dhis maha dowladnimadda dalka. Marxuumka ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dalka, isagoo soo noqday R/Wasaare Ku-xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu xubin kasoo noqday Baarlamaankii 8-aad ee G/Sharci dejinta, waxaana uu Alle uga baryay in uu janadiisa ka waraabiyo, ehelka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed uu ka siiyo samir iyo iimaan

Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka ah AL-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Xamse Cabdi Bar re ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Md. Maxamed Ibraahim Yuusuf.

R/Wasaaraha oo Danjiraha cusub ugu hambaly eeyey masuuliyadda loo igmaday, ayaa sheegay in Jabuuti ay tahay dal walaal ah oo xilliyo adag soo garab taagnaa Soomaaliya, kana taageero dhi nacyo badan oo ay ugu horr eyso dagaalka ka dhanka ah dagaalamayaasha AL-Shab aab.

Md.Xamse oo sheegay in ay mahad u hayaan dowladda iyo shacabka Jabuuti ayaa tilmaamay in xukuumaddiisu ay sii amba-qaadi doonto xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada waddan ee walaala ha ah

Maamulka gobolka Banaadir iyo hay’adda IOM oo ka wada hadlay sidii shaqa abuur loogu samayn lahaa dhallinyarada Soomaaliyeed

Agaasimaha Waaxda Xariirka Dibadda iyo Hey’addaha Caalamiga ee Maamulka G/Banaadir & Dowladda Hoose ee Xamar Md.Maxamed Xa san ayaa kulan la qaatay Kuxigeenka Madaxa Hey’adda IOM ee Soomaaliya Mar wo Ewa Naqvi.

Kulanka ayaa loogu hadlay Iskaa shiga Hey’adda IOM iyo Dowladda hoose ee Xamar, ka shaqeynta Ma shaariicda horu-marineed si shaqo abuur loogu sameeyo dhalinyarada Soomaaliyeed iyo dardargelinta Mashruuca xalka waara ee dib-u-dajinta loogu sameenayo barakacayaasha Muqdisho.

Maaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geeri da RW kuxigeenkii hore ee dalka

Madaxweynaha JFSMd.Xasan Sheekh Maxam uud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo gu ud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geer iyooday Alle ha u naxariistee R/Wasaare Kuxigee nkii hore ee Dalka ahna Was iirkii Hore ee Arrimaha Dibb adda Ismaaciil Maxa muud Hurre Buubaa.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Ismaaciil Hurre Buubaa uu ahaa aqoon yahay iyo khabiir door weyn ka soo qaatay u adeeggidda qar ankiisa, dib u dhiska dalka, xoojinta siyaasadda ar rimaha dibbadda iyo dib u yagleelidda dowladni mada Soomaaliya, isaga oo xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladihii Kumeel Gaarka ahaa ee soo maray dalkeenna.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey in Ismaaciil Hur re Buubaa uu hoygiisa ka yeelo jannatul fardowsa samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa, ehelkiisa iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka oo kulan foga an-arag ah la qaatay Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan ururka hey’adaha Hantidhawrada guud ee Afrika

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa Shalay kulan fogaan-arag ah la qaatay maamulka sare ee ururka hey’a daha H/dhawrada guud ee Afrika (AFROSAI-E).

Kulanka ayaa waxaa looga wadahadlay iskaa shiga ka dhexeeya xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka iyo ururka AFROSAI-E iyo shaqooyinka wadaagga ah ee dhi nacyada horumarinta, isla-xisaabtan ka iyo daahfurnaanta hay’adaha dowl iga ah.

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka wax aa uu xubin firfircoon ka yahay Ururka AFROSAI-E isagoo door muuqda ka ciyaara hindiseyaasha kobcinta xirfadda iyo aqoon-iswaydaarsiga ee uu ururku taabbagaliyo.

Imaam Masjid oo Caawa lagu dilay Degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho.

Kooxo hubeysan oo la sheegay inay burcad ah aayeen ayaa degmada Kaaraan ku dishay Sheekh Cabdi Cubeyd Cali oo ahaa mu’adin iyo Imaam Masaajid. Kooxaha hubeysnaa ayaa dilay

mu’adin iyo Imaam ka ahaa Ma sjid uu waqfay Aabihiis Cubeyd Cali. Ciidamo katirsan Booliska degmada Kaaraan ayaa tegay halka uu dilka ka dhacay, iyaga oo sameeyay howlgallo ay ku aadi goobayeen dadkii ka dambeeyay dilka, balse ay san ku guuleysan inay soo qabtaan.

Degmada Kaaraan ayaa kamid ah degmooy inka ugu amniga xun Gobolkab Banaadir, waxa ana inta badan dadka ku dila Ciyaal weero iyo koo xo burcad ah oo dhacgeysanaya Dadka shacabka ah ee deggan Degmadaas ayaan qaatri ka taagan Dilalka joogtodad ah ee ka dhaca D/kaaraan



DF oo shaacisay magacyada xubnaha isa soo dhiibay ee Al-Shabaab

Wasiirka wasaaradda warfaafinta DFS Md., Da a’uud Aweys oo Shalay shir jaraa’id u qabtay war iyeyaasha ayaa ka warbixiyay waxqabadka dow ladda ee 7aadkii tegay iyo guulaha laga gaaray dagaalka Al-Shabaab.

Ugu horreyn Daa’uud Aweys ayaa shaaca ka qaaday in meel wa naagsan uu marayo dagaalka dhinacyada kala duwan leh ee lagu bee gsanayo kooxda Al-Shabaab.

"Dowladda Soomaaliya waxay 7aadkan ku dha waaqday in guud ahaan la cuuryaamiyay hannaan kii maaliyadeed ee Khawaarijta,” ayuu sii raaciyay wasiir Daa’uud Aweys.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in howlgal 7ba adkan ka dhacay duleedka Baydhaba lagu dilay 14 ka tirsanaa Xoogaga Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday ciidanka huwanta.

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaca ka qaaday in ay sii kordheen tirada xubnaha kasoo goosanaya kooxda ee isku soo sii dhiibayo DFS.

Md.Daa’uud ayaa sheegay in xubno badan oo ay ku jiraan saraakiil ay iska soo dhiibeen deega anada Galmudug,& K/Galbeed, waxaana kamid ah raggaasi:- 1-Cabdi Xasan Xul-Baalle oo kamid ahaa horjoogayaasha Al-Shabaab oo iska soo dhii bay G/S/Hoose., 2-Bishaar Shardi Maxamed iyo Yuusuf Saleebaan Abuukar (Salaaxu Diin) oo iya guna isku soo dhiibay ciidanka daraawiishta Gal mudug. 3-Horjooge Xuseen Daahir Maalin (Dha gey) oo Al-Shabaab u qaabilsanaa weerarada ay aa isku soo dhiibay ciidamada dowladda ee ku su gan degmada Ceeldheer ee Galmudug. 4-Horjoog e Calas Axmed Ibraahim Barre ayaa lagu soo qab tay howlgal kale oo ka dhacay Galmudug

Madaxweyne Guudlaawe "Isbaarooyinka dadk eena lagu dhibo waxay u yaalaan ciidanka xo ogga dalka"

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shalay shir guddoomiy ay shirka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo loo ga hadlay arrimaha amniga, dardargalinta wajiga 2ad ee howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab oo dhawaan ka bilaaban doona gudaha dalka.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa markii ugu hor eysay si faahfaahsan uga hadlay isbaarooyinka yaala deegaanada maamulka Hirshabeelle iney yi hiin kuwa u yaala qaar ka mid ah ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Wuxuu tilmaamay in isbaarooyinka yaala deegaanada Hirshabeelle ee la gu dhibayo dadka musaafurka ah ay u yaalaan ciidanka xoogga dalka ee hoostaga W/Gaashaandhiga Soomaaliya, islamar kaana dhowr jeer si hoose looga hadlay balse aan waxba laga qaban.

''Isbaarooyinka dadkeena lagu dhibo waxa ay u yaalaan ciidanka xoogga dalka ee hoostaga Was aaradda Gaashaandhiga, Madaxda Qaranka yee san is moogeysiin ee farta foolka haka saarto Sar aakiishaas"ayuu yiri Md.Cali Guudlaawe

Hadalkaan kasoo yeeray madaxweynaha Hir shabeelle ayaa imaanaya, iyadoo dhawaan uu sheegay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh.in isbaaro meesha kaliya ee haatan ka jirto gobolada dalka inay tahay deegaanada maamulka Hirshabe elle, islamarkaana gobolada kale ay ka hormareen isbaaro la dhigto.

DFS oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay waxka qabashada fatahaadii Baarhdeere & Colaada kajirta dalka Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Mac alin Cabdulle ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland uga qeyb-galay shirweyne looga hadl aayey xaaladda bani-aadannimo ee Soomaaliya.

Wafdigaan waxaa guddoomiyaha ku wehliyey wasiiru dowlaha wasaaradda deegaanka iyo isbed elka cimillada XFS Aadan Aw-Hirsi, waxayna ma suuliyiintaan shirkaas ka jeediyeen khudbad ay uga hadlayeen xaaladda bini’aadinimo ee ka jirta Soomaaliya.

Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Qarama da Midoobay ayaa u jeedadiisu ahayd sidii dalka Soomaaliya loogu tabaruci lahaa, looguna aruuri lahaa deeq maaliyadeed, si wax looga qabto arimaha bin i’aadinnimoiyo barakacayaa sha ka dhashay fatahaadaha Baardheere, iyo colaadaha ka jira dalka.

Shirka ayaa waxaa ka soo qaybgalay wadam ada deeqda bixiya, sida Midowga Yurub, China iyo wadamada Carabta, sidoo kale waxaa shirka qayb ka ahaa hay’adaha aan dowliga ahayn iyo ku wa Q/M.ee ka shaqeeya hawlaha bini’adi nnimada

Midowga Afrika oo sheegay in la joogo xilligii Soomaa liya laga qaadi lahaa cunaqabateynta hubka

Madaxa hawlgalka militari ee ATMIS, ahna Erg eyga Gaarka ee M/Africa ee Soomaliya Ambassa dor Mohamed El-Amine Souef oo ka hadlay shir ja raa’id oo ay si wadajir ay qabteen isaga iyo wasiir ka warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa sheegay in saaxiibada caalamku garawsaday in la joogo xilligii cunaqabteynta hubka laga qaadi lahaa Soomaaliya.

"Waxaan dhawaan fursad u helay in aan hadal ka jeediyo shirkii G/Amma anka ee QM.ee xaala dda Somaliya, waxaana aan iftiimiyay in xilligan xas aasiga ah, saaxiibada caalamka oo ay ku jirto Q/ Midoobay ay tahay inay taageero dhee raad ah sii yaan Ciidanka Xoogga Soomaaliya” ayuu yiri danj ire Mohamed El-Amine Souef.

"Waxaan ku boorrinay saaxiibada caalamka inay tixgeliyaan arrintan oo ay taageero dheeraad ah si iyaan ciidamada Soomaaliya” ayuu raaciyay.

Waxa u sheegay inuu khudbaddiisa ku sheegay baahida loo qabo in la qaado cunaqabataynta hub ka iyo rasaasta ee saaran Soomaaliya. "Waxaan ogahay in dalkan wax badan laga qabtay” ayuu yiri Ambassador Mohamed El-Amine Souef.

"Waxaan ka qayb galay 2 toddobaad ka hor simi naar ay soo qabanqaabiyeen La-taliyaha Amniga Qaranka iyo Kooxdiisa, dhammaan saaxiibada ca alamkuna waxay garwaaqsadeen in wax badan la qabtay, lana gaaray xilligii xayiraadda iyo cunaqab teynta hubkaga laga qaadi lahaa Soomaaliya” ay uu sheegay Mohamed El-Amine Souef.

Waxa uu sheegay in ka qaadista cunaqabteynta hubka ee Soomaaliyaa ay u oggolaaneyso ciida mada Soomaaliya inay ATMIS kala wareegaan amniga dalka marka ay ka baxayaan Soomaaliya dhammaadka sannadka soo socda ee 2024. Booliska oo war kasoo saaray QARAXYO cul us oo Xalay laga maqlay MUQDISHO

Af-furkii ka dib, dhowr jug ama qarax ayaa Xalay laga maqlay dhowr degmo oo ka tirsan magaalada Muqdisho, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan nooca ay yihiin waxa dhacay.

Meelaha qaar waxaa laga soo sheegayaa in waxa dhacay ay hoobiyeyaal yihiin, inkastoo aan weli la helin xaqiiqo rasmi ah oo ku saabsan waxa dhacay oo aad u dhawaq weynaa dhowr degmana ka dhacay, intii u dhaxeysay af-furka iyo cishaha.

Taliska qeybta guud ee booliska G/Banaadir oo qo raal kooban ka soo saaray waxa dhacay ay aa ba ahiyey inay dheemish ahaayeen qaraxyadii la maq lay Sidoo kale qoraalka booliska waxaa lagu she egay in meelaha qaar laga hor tegay waxyaabihii la dhigay oo sida uu boolisku shaaciyey shacabka caasimadda lagu qalqal gelinayo.

"Waxaan ku war-galineynaa shacabka ku nool caasimadda, in wax khasaare ah aysan geysan dhawaqa la maqlay oo ahaa ‘qaraxyo dheemish ah’ oo cadowga ummda Soomaaliyeed uu ku qalq al-galinayo shacabka muslimiinta ah oo ku jira wa qtigii af-furka,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay taliska booliska gobolka.

Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, "Goobaha qaar waxaa laga hor tegay waxyaabihii ay dhigeen iyagoo aan qarxin.” M/Muqdisho ayaa maalmaha an ka nabad gashay weerarradii is dabajooga ah aa ee kooxda Al-Shabaab ay ka geysa jirtay, gaar ahaan qaraxyadii.

Waxaa xusid mudan in bisha Ramadaan oo ko oxdaan ay aad weerarro uga geysa jirtay Muqdi sho ay hadda mareyso kala bar, waxaana aad loo adkeeyey ammaanka qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Saraakiil ka socota dalalka Jabtuuti, Kenya iyo Itoobiya oo Shalay ku biiray shir ka dhan ah Al-shabaab oo Muqdisho ka socda

Shirka madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo Dorraad ka furmay M/Muqdisho oo maalintii 2ad galay ayaa waxaa Shalay ku biiray Saraakiil Militari oo ka kala socoda dalalka Jabtuuti, Kenya iyo Itoobiya.

Wasiirka G/dhiga Soomaaliya C/dir Maxamed Nuur ayaa shir guddoominaya shirkaan oo ay ka qeyb galayaan wasiiro ka tirsan XFS, kuwa dowl ad goboleedyada dalka iyo Taliyaasha ciidamada DFS. Shirkaan ayaa ah mid diira da lagu saarayo dajinta qorshaha wajiga 2aad ee howlgalada ka dhanka ah Ururka Al-shabaab iyo hanaanka wada jirka ah ee ciidamada dalalka saf ka hore uga qeyb qaadan karaan wajiga labaad ee howlgalka oo lagu wado inuu dhawan bilawdo.

Maalinta Khamiista ah ayaa lagu wadaa in shir kaan lasoo gabagabeeyo, islamarkaana laga soo saaro istaraatiijiyada qorshaha lagu wajahayo wajiga labaad ee howlgalada lagu doonayo in dalk a looga ciribtiro kooxda Al-shabaab ee ka dagaa lanta gudaha Soomaaliya.

Qorahaha DFS ayaa ah in wajiga 2aad ee da gaalka looga soo horjeedo Al-shabaab iney balaar iso oo ay qeyb ka noqdaan ciidamo ka socda dal alka dariska ah, sida Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya.


Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhig ay 53 sano jir ku eedeysan Kufsi iyo afduub uu u geystay gabar yar

Ciidamada Booliiska Soomaaliya gaar ahaan ku wa ka howlgala Saldhiga degmada Dharkeenleey ee M/Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan kufsi iyo afduub uu u geystay gabar aad u da'yar.

War qoraal ah oo kasoo baxay Tal iska qeybta guud ee ciidanka Booli iska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidanka ay gacanta lagu soo dhig een eedeysanaha oo lagu magacaabo Yuusuf Da ahir Xasan oo da'diisu tahay 53 sano jir oo loo hey sto kufsi iyo afduub uu u geystay gabar yar oo 11 sano jir ah.

"Ciidanka Boliiska Saldhigga Degmada Dharke nley ayaa gacanta ku soo dhigay Eedeysane Yuu suf Daahir Xasan 53 jir ah oo Kufsi iyo Afduub u geysatay gab yar ah oo 11 jir ah 31-Kii Maarso ee sanadkaan 2023. Tan iyo Markii ay dhacdaan dha cday Ciidanka Booliska ayaa baadi goob ugujiray Eedeysanaha ugu danbeena gacannta lagu soo dhigay Xalay, waxaana la horgeeyn doonaa Sha rciga" ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Taliska qeybta guud ee ciidanka Booliiska G/Banaadir

M/Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya wa xaa mararka qaar ka dhaca falal argagax leh oo ay geeystaan rag manaxayaal ah, waxaana falkan kufsiga iyo afduubka ah loo geestay gabarta yar aad uga argagaxay ehelada gabadha yar iyo si doo kale dadkii maqlay dhacdadan.

Somaliland oo sheegtay in ay gacanta ku hayso amniga gobolka Sool

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay iy adu gacanta ku hayso amniga gobolka Sool, xili dagaal mudo socday uu Laascaanood ka dhacay Habeen hore. Wasiirka Gaashaandhiga So maliland Cabdiqani Maxamuud Caa teeye ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Twitterka ku sheegay in ciid amada Somaliland ay gacanta ku hayaan amaan ka gobolka."Ciidamada Somaliland ee gobolka So ol waxay si buuxda gacanta ugu hayaan amaanka deegaanadaas iyo dhulkayaga" ayuu yidhi Catee ye xili magaalada Laascaanood ay mudo 2 billood ka badan ka maqantahay gacanta Somaliland.

Caateeye waxa uu inta ku daray in ciidanka Somal iland uu dib u riixay xoogaga kasoo horjeeda, isla markaana ay soo celin doonaan amaanka Laasca anood.

"Ciidamadayadu waxay dib u riixeen ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadka dhawaana waanu soo celin doonaa nabada Laascaanood" ayuu yi dhi Caateeye, xili iska hor imaad aan xog badan la ga haynin uu Habeen hore ka dhacay Laascaanood.

Dagaalka Laascaanood ayaa si goos goos ah u socday labadii billood ee lasoo dhaafay, walina xal nabadeed lagama gaadhin, Wasiirka Warfaafin ta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa dhankiisa sheegay in uu qabo in colaada wadaha dal lagu dhameeyo.

Garaadada ku sugan magaalada Laascaanood oo iyagu gadhwadeen ka ah dagaalka lagaga soo horjeedo Somaliland, ayaa dhankooda ku dooda ya in ciidamada Somaliland ay ka baxaan dhulka SSC, oo ay rabaan in ay ka dhisaan maamul Som aliland ka madaxbannaan.

Paul Kagame: Waxaan ku han weynahay inaan xilka madxatinnimada ka dego oo aan weriye noqdo

Rwanda Sharciga Rwanda ayaa u oggolaanaya Paul Kagame inuu muddo dheer sii hayo xilkaIma ge caption: Sharciga Rwanda ayaa u oggolaanaya Paul Kagame inuu muddo dheer sii hayo xilka

Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa sheegay inuu qorshey nayo inuu howlgab noqdo uuna xilka wareejiyo kaddib 23 sano oo uu madaxweyne ahaa.

Mar uu ka hadlayay shir jaraa’id oo ay caasima dda Kigali si wadajir ah u gu qabteen dhiggiisa dalka Kenya, William Ruto, ayaa Kagame wuxuu sheegay in xil ka degistiisa uu kala hadlay xisbiga talada haya, isagoo how lgabnimadiisa ku tilma amay "mid aan laga fursan karin".

Kagame ayaa sheegay inaysan muhiim ahayn inuu doorto qofkii beddeli lahaa balse uu taas ka door bidayo inuu abuuro deegaan dadka wax ho ggaamin kara u fududeynaya.

wuxuu sheegay in sababta uu xilka uga degayo ay tahay wax laga wada xaajoon doono mar dhow iyo mar dambeba.

Hadalkiisa ayaa imaanaya maalmo kaddib markii xisbiga talada haya ee dalkaas, the Rwandan Patr iotic Front (RPF-Inkotanyi), uu markii ugu horreys ay haweeney u doortay guddoomiye ku xigeen.

Madaxweyne Kagame ayaa weligii hayay xilka gu ddoomiyenimada. Wuxuu xisbiga hoggaaminayay tan iyo sanadkii 1998.

Ma aha markii ugu horreysay ee Kagame uu ka hadlo howlgabnimadiisa. Bishii December 2022, wuxuu sheegay inuusan wax dhib ah ku qabin inu u noqdo muwaadin caadi ah.

Mr Kagame ayaa ahaa madaxweynaha dalkaas Bariga Afrika ku yaalla tan iyo sanadkii 2000. Afti lagu murmay oo la qaaday sanadkii 2015 ayaa me esha looga saaray in madaxweynuhu labo xilli kel iya tartamo.

Si kastaba ha ahaatee, madaxweynaha ayaa sanadkii hore u sheegay telefishinka French TV inuu u istaagi doono madaxtinnimada mar kale sa nadka 2024.

Getachow Reda oo Shalay la wareegay hoggaanka cusub ee gobolka Tigray

Madaxweynaha kmg ah ee dowlad degaanka Tigray Getachew Reda ayaa Shalay la wareegay hoggaanka cusub ee gobolka Tigray, isagoo xu kunka kala wareegay Madaxweynihii mudada dh eer soo hayay xilka isla markaana ahaa hoggaa miyaha TPLF Gebretsion.

Getachow Reda ayaa sidoo kale Shalay soo dhisay golihiisa wasiirada oo isugu jira xubno hor ey uga tirsanaa TPLF iyo xisbiyada kale ee muca aradka ah ee ka jira gobolka Tigr ay. Maamulka cusub ee uu Shalay soo dhisay Getachow Reda ayaa waxaa kasoo muuqda Janaraal Te ddase Warada oo isagu horey u hoggaaminayay Ciidamadii TPLF ee wakhtigaa da gaalka kula jirtay dowladda Itoobiya, iyo Janarallo kale oo Tigray ah oo iyagu gacan wayn ka gaystay Tigray ah oo iyagu horey usoo dagaalkii ay TPLF kula jirtay dowladda Itoobiya.

Ururka TPLF ayaa 50% wax ka badan qaadatay maamulka cusub ee Shalay la dhisay, halka inta soo hadhay ay qaateen Ururada mucaaradka ah oo iyagu markii hore kasoo horjeeday TPLF, taa oo ka dhigan in inta badan maamulkan cusub ay ka dhex muuqanayan xubno katirsan Ururka TPLF

Tan iyo wixii ka dambeeyay heshiiskii ay wada gaareen TPLF iyo dowladda Itoobiya, waxaa in muddo ah laga soo shaqaynayay sidii gobolka Tig ray oo Itoobiya inteeda kale muddo labo sano ka hadhay sidii dib loogu dhisi lahaa, iyadoo wixii heshiiskaa ka dambeeyay ay dowladdu gargaar kala duwan gaarsiisay gobolka Tigray, sidoo kale na waxyaabaha nolosha aasaasiga ah si tartiib ah loogu furayay gobolka Tigray. Ugu dambayn, Shalay ayaa gobolka Tigray loo sameeyay ma amul kumeelgaar ah oo hoggaanka ay u hayso Ur urka TPLF, inkastoo Madaxweynaha cusub ee g obolka Tigray uu ka tirsan yahay TPLF oo muddo dheer soo maamulaysay Tigray iyo Itoobiya, hadd ana dadka qaar ayaa aaminsan in maamulkan cu sub ee uu hoggaaminayo Getachow Reda uu wax badan ka badalayo xaaladda uu ku sugan yahay gobolka Tigray.

Kiiska Trump oo loo badinayo in uu sii socdo muddo sanado ah

TrumpKiiska sharci ee ka dhanka ah Donald Trump uma badna inuu soo afjarmo muddo san ado ah, sida uu BBC-da u sheegay dacwad ooge hore oo federaal ah. "Waxaa laga yaabaa inaanan joogin ilaa 2025 ama ka dib," Mariotti ayaa yiri.

"sido kale marka la eego waxa gabagabada no qon kara, waxaan runtii u maleynayaa in Donald Trump, marka kiiskan la soo gabagabeeyo, uu mar markale wajihi doono eedeymo hal ama dho wr kiis oo kale."

Isagoo tixraacaya baar itaannada kale ee firfircoon ee Trump uu wajahayo Mariotti waxa uu yiri: "Waxaan u maleynayaa in kiisaska kale ay kaliya soo jiidan doonaan dareen ka bad an midkan sababtoo ah waxay noqon doonaan ku wo aad ugu adag isaga.

Trump waxa uu wajihi karaa eedaymo danbiye ed ugu yaraan laba kiis oo kale, oo ay ku jiraan la taliyaha gaarka ah ee baaritaanka dadaalka uu ugu jiro in uu meesha ka saaro doorashadii 2020 iyo sida uu u maareeyay macluumaadka sirta ah ka dib markii uu xafiiska ka tagay.

Booliiska Israa’iil oo weerar ku qaaday toban naan qof oo ku Cibaadaysanayay Masjidka Al-Aqsa

Booliiska Israa’iil ayaa weerar ku qaaday toban naan qof oo ku cibaadaysanayay Masjidka Al-Aq sa ee magaalada Qudus kahor waaberigii Shalay oo Arbaca ah, sida ay sheegeen goob joogayaal.

Dhacdadan ayaa waxa ay dhalisay mudaaharaadyo ka dhacay guud ahaan dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, waxaana milatariga Israa’iil ay sheegeen in sagaal gant aal looga soo ganay Qaza.

Rabshadaha ka socda Daanta Galbeed ee la ha ysto iyo magaalada Quddus ayaa sii kordhay san adkii lasoo dhaafay, waxaana laga walaacsan yah ay in xiisaddu ay sii kororto bishan, maadaama bi sha barakeysan ee Ramadaan ay ku beegan tah ay maalmaha ciidda Yuhuudda iyo kuwa Masiixiy iinta.

Nin baangad ku dilay carruur ku jirtay xarunta xannaanada

Ugu yaraan afar carruur yaryar ah ayuu dilay nin sitay baangad oo weerar ku qaadan goob lagu xannaaneeyo carruurta oo ku taalla magaalada Blumenau ee koofurta Brazil, sida ay sheegeen saraakiisha magaaladaas

Far carruur oo kale ayuu dha awacay ninkan 25 jirka ah oo galay iskuulka Sha lay.Ugu yaraan mid ka mid ah carruurta dhaawaca ah ayaa la sheegay inuu xaalad halis ah ku jiro.

Booliiska ayaa warbaahinta u sheegay in ninka weerarka geystay uu isku dhiibay booliiska.

Dab-damiyeyaasha ayaa sheegay in saddex wiil iyo gabar la dilay. Waxay da’doodu u dhaxeys ay shan iyo toddobo jir. Guud ahaan 40 carruur ah ayaa ku jiray guda ha Cantinho Bom Pastor nursery, marka uu weerarku dhacayay

Duuliye lugihiisa uu taabtay maska Kobraha xilli uu ku guda jiray duulimaad

Kobra

Duuliye u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa la gu amaanay inuu ku guuleystay inuu si deg deg ah u soo dajiyo diyaarad, ka dib markii uu arkay maska loo yaqaano kob raha oo ku hoos jira kur sig iisa , sida ay sheeg tay warbaah inta guda ha. Rudolph Erasmus ayaa wad ay rakaab ka duulay magaalada Cape Town subaxnimadii isniin ta, isagoo ku sii jeeday maga alada Nelspruit ee woqooyiga dalkaasi, hase ye eshee waxa uu ku qasbanaaday inuu soo gaabiyo safarka ka dib markii uu dareem ay wax qabow oo jirkiisa taab tay, sida uu u sheegay shabakada wararka ee Times Live.

"Markii aan bidixdayda u soo jeestay oo aan hoos eegay, waxaan arkay maska Kobraha oo ma daxa dib ugu celinaya kursigayga hoostiisa," ayaa yiri.

Qaniinyada kobraha waxay ninka ku dili kartaa 30 daqiiqo gudahood. Guddoomiyaha duulista ray idka ee Koonfur Afrika ayaa Mr Erasmus ku tilm aamay geesi, sida ay ku war rantay shabakadda news24.

Duuliyaha ayaa sheegay in uu ku shakiyay inuu u sheego rakaabkiisa iyo inkale ka dib marka uu arkay maskii inta lagu guda jiro duulimaadka.

Waxa uu sheegay in aanu doonayn in uu rakaabka argagax ku beero.

Waxa uu ku guulaystay in uu si degdeg ah ugu soo deggo Welkom.Arbacadan ayuu rajaynaya inu u mar kale diyaaradda duuliyo.

Aasaasihii adeega lacag dirista ee Cash App oo tooray lagu dilay.

Bob Lee oo ahaa aasaasihii barnaamijka lacaga ha la isku weydaarsado ee Cash App, oo haata nna ka mid ahaa masuuliyiinta sarsare ee shirkad da MobileCoin ayaa si xun loogu toorayeeyey magaalada San Fra ncisco, sida laga soo xigtay laa maha ammaanka iyo weliba shir ka Crypto Currency.

Saraakiisha ayaa Salaasadii waxay ka jawa abayey telefoon loosoo diray oo ku saabsanaa in qof uu geystay weerar loo adeegsaday mindi, ka as oo ka dhacay wadada Main Street, markii ay go obtaas tageenna, waxay ka heleen nin 43 jir ah oo qaba dhaawacyo culus oo loo adeegsaday mindi, sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray ciidanka booliska ee San Francisco.

Qofka dhaawacu soo gaadhay oo ahaa Bob Lee ayaa markii dambe ku geeriyooday cusbitaal ka. Boolisku illaa haatan ma aqoonsan dhibbana ha, hase ahaatee shirkadda MobileCoin ayaa xaqii jis ay dhimashada Bob Lee, iyada oo ka jawaab aysa fariin ay u diray wakaaladda wararka ee Ass oci ated Press maalinimadii Arbacada.

"Saaxiibkeen Bob Lee wuxuu dhintay Dorraad” si daa waxaa sheegay Madaxa Fulinta ee shirka dda MobileCoin Josh Goldbard.

Bob Lee ayaa dood ku lahaa barnaamijka Andr iod ee Google, iyo weliba aasaasidda barnaamijka lacag dirista ee Cash App, isaga oo ugu dambayn la shaqaynayey shirkadda MobileCoin. AP

Dhakhaatiir kufsi iyo dil u geystay bukaan oo xukun lagu riday

GuineaMaxkamad ku taalla dalka Guinea ay aa saddex dhakhaatiir ah ku heshay dambi ah in ay ku lug lahaayeen dilka hawe eney dhallinyaro ah oo isbitaalka lagu kufsaday.

Dawladdu waxay sheegtay in sanadkii 2021-kii M'Mah Sylla, ay ku dhimat ay Tu nisia halkaas oo loo qaaday si loogu daweeyo ka dib markii la kuf saday. Arrintan ayaa caro weyn ka dhalisay dalka Guinea.

Maxkamad ku taal magaalada caasimadda ah ee Conakry ayaa hadda ku xukuntay Daniel iyo Patrice Lamah 15 sano oo xarig ah halka dhakhtar kii saddexaad ee lagu magacaabayay Celestin Mi llimouna oo baxsad ku jira isna lagu xukumay 20 sano oo xarig ah.

Dhammaantood waxaa lagu helay dambi ah in ay geysteen weerar iyo in ay ilmo iska soo rideen gabadha. Patrice Lamah iyo Millimouna ayaa si doo kale lagu helay dambiyo kale oo kufsi ah.

WAA KUMA XILDHIBAANKA MAREYKANKA AH EE KU HADLA SAWAAXILIGA EE KALA DHEX GALAY RAILA IYO RUTO?

Chris Coon

Hoggaamiyaha ugu sarreeya mucaaradka Ke nya, Raila Odinga ayaa ku hanja bay in uu dib u bil laabi doono mudaharaadyada ka dhanka ah dow ladda haddii uu maamulka Madaxwey ne William Ruto ku guul darreysto inuu wax ka qabto cabashooyinkiisa.

Kenya waxaa weli ka taagan xiisadsiyaasadeed ka dib dibadbaxyadii dha waan harreeyay dalkaas.

Hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ay aa horey ugu dhawaaqay dibadbaxyo ballaaran oo soconayay maalmaha Isniinta iyo Khamiista in ka stoo markii dambe ay hakadeen dibadbaxyada.

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay dibadba xyadii dhawaan ka dhacay Kenya halka 6 weri yeyaal ah ay ku dhaawacmeen.

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa dha waan mucaaradka ka codsaday inay joojiyaan di badbaxyada isla markaana dowladdiisa ay wax ka qaban doonto cabashada mucaaradka oo ay ugu horreyso sameynta guddiga doorashada oo ba arlamaanka la horgeyn doono.

Mucaaradka waxay dowladda ka codsanayeen inay wax ka qabto heerka maciishadda oo sare u kacay iyo shuruudo kale oo ay ka mid tahay sam eynta guddi doorasho.

Ismariwaaga ayaa billowday ka dib markii uu Raila Odinga ku gacan seyray natiijadii doorasha da madaxtinnimada ee Kenya ka dhacday bishii August, taasoo uu ku guuleystay William Ruto.

Mr Odinga ayaa Isniintii baajiyay dibadbaxyo laga cabsi qabay in ay rabshado dhaliyaan oo ay isu diyaarinayeen taageerayaashiisa.

Tallaabadaas ayaa ka dambeysay markii ay labada dhinac isku afgarteen in la isugu imaado miiska wadahadalka.

Durba waxaa soo baxay warar la isla dhex ma rayay oo ku saabsan in xildhibaan ka tirsan Aqal ka Sare ee Mareykanka uu dhexdhexaadin u sam eeyay Raila iyo Ruto uuna ku qanciyay in ay wada xaajood galaan.

Madaxweyne ku xigeenka Kenya iyo Chris Co ons Qoraalka sawirka,

Madaxweyne ku xigeenka Kenya iyo Chris Coons Faarax Macalin oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya oo laga soo doortay deeg aanka Dhadhaab ayaa warbaahinta telefishinka maxalliga ah ee Citizen u sheegay in Senator-ka Mareykanka ah oo lagu magacaabo Chris Coons oo booqasho ku joogay Kenya "uu kaalin weyn ka qaatay inay mucaaradka iyo dowladda isku afgar taan in la joojiyo dibadbaxyada saameeyay dalk aas".

Wuxuu intaa ku daray in Chris Coons uu la ha dlay labada dhinac si ay khilaafkooda u soo afj araan."Waxay ila tahay in ninka doorka weyn ka ci yaaray arrinta uu yahay senator-ka Amerikaanka ah ee dalka yimid, Chris Coon, kaas oo la hadlay 2ada dhinac, wuxuu ku booriyay inay isku tanaasu laan," ayuu yiri Faarax Macallin oo ay soo xigteen warbaahinta maxalliga ah ee yy ka mid yahay war geyska The Star.

Chris Coon wuxuu dhawaan sheegay in uu la kulmay hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga iyo madaxweyne ku xigeenka Kenya, Rigathi Gachagua.

Raila wuxuu sheegay inay ka wadahadleen ila alinta dastuurtka iyo sharciga isla markaana ay is ku afgarteen in la yee sho wadahadallo furan. Mada xweyne ku xi gee nka Ken ya ayaa dhin aci isa shee gay in xildhiba anka ka soc day Mar ey kanka ee Kenya yimid ay ka wadahadleen arr imo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka labada dal, ga nacsiga, amniga, dimuqraa diyadda iyo arrimo kale.

Hadda waa kuma Senator Chris Coon oo la is la dhex marayo inuu ku lug lahaa in dhinacyada isku haya siyaasadda laga dhaadhiciyo inay xaa ladda qaboojiyaan.

Waa kuma Chris Coon

Chris Coon oo dhawaan Nairobi kula kulmay hoggaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga

,RAILA ODINGA/TWITTER

Qoraalka sawirka, Chris Coon oo dhawaan Na irobi kula kulmay hogga amiya ha mucaaradka Kenya, Raila Odinga

Christopher Andrew Coo ns-Waa siyaasi ka tirs an xisbiga dimuqraadiga ahna Senator-ka laga soo doorto gobolka Deleware ee dalka Marey kan ka.Ka hor inta aan loo dooran xilka Senatornimo san adkii 2010-kii, Chris Coons wuxuu muddo afar sa no ah madax ka soo noqday golaha dowladda hoo se ee New Castle County. Lix sano ayuu ahaa ma daxa fullinta ee golahaas.

Waa siyaasi furfuran oo saaxib la ah siyaasiyiin ta dimuqraadiga iyo jamhuuriga si uu wax uga qab to dhibaatooyinka heysta gobolka laga soo doorto ee Deleware.

Chris wuxuu kasoo mid noqday guddiyada Senate-ka ee arrimaha dibadda, ganacsiga iyo shaqo abuurka. Sidoo kale waxa uu xubin kasoo noqday guddiga anshaxa iyo guddiga qoondada.

Wuxuu shahaadada koowaad ee jamaacadda ka qaatay Amherst College sanadkii 1985, wuxuuna ku takhasusay culuumta siyaasadda iyo Kemisti riga.

Wuxuu sidoo kale shahaadada koowaad ee sharciga ka qaatay jaamacadda Yale Law School.

Wuxuu hal sanad dugsiyadeed ku qaatay jaamac adda Nairobi ee Kenya. Marar kala duwan ayuu Kenya yimid waxaana xitaa jirtay mar uu dad weyne ku sugnaa xaflad sanadkii 2021-kii kula hadlay luuqadda Sawaaxiliga.Sanadkii 1987 wux uu u shaqeynayay golaha kaniisadaha ee Koonfur Afrika xilliggii uu socday ololahii ka dhanka ahaa midab takoorka ee dalkaas. Chris waa aabbe heysta saddex carruur ah.

XIGASHO:-BBC


DARUUSTA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN


 {AXKAAMTA-SOONKA}


AxkaamtaSoonka‐31‐

( Agtiina haku afuraan kuwa sooman, cuntadiinana ha cunaan kuwa baariy aalka ah, malaa’igtana ha idiin duceyso). 15. Layl atul qadriga Wa laalayaal habeenkan waa hab een aad iyo aad qaali u ah, kamana qado ruux kheyr oo dhan laga hor istaagay mooyee, waa ha been ka fadli ba dan sideetan iyo saddex sano iyo dhawr bilood cibaadadeed; ALLAAHU AKBAR waa fursad uu Allaah (c.w) inugu galladaystay(ALLAW HANAGA QADININ FADLI GA WEYN EE LAYLATUL QADRIGA, AAMIIN…) Allaah (c.w) wuxuu yiri: ( إنا أنزلنه في ليلة القدر ☼ وما أدراك ما ليلة القدر ☼ ليلة القدر خير من ألف شهر ☼ تنزل الملئكة والروح فيها بإذن ربهم من كل أمر ☼ سلام هي حتى مطلع الفجر ☼) ( سورة: القدر) ( Annagaa soo dajinnay quraanka habeenka laylatul Qadarka ah(sharafta leh) ☼ Mataqaanna laylatul qad arka ☼ Waa habeen ka kheyr badan kun bilood (ookale) ☼ Waxaana soo daga malaa’igta (kale) iyo malaku jibriil habeenkaas idanka eebe dartiisa iyo amarkiis ☼ ). Hooyadeen caisha (r.c) waxay rasuulka (s.c.w) ka wari naysaa inuu yiri: ( تحرو ليلة القدر في الوتر من العشر الأواخر من رمضان) (صحيح، أخرجه: البخاري) ( Ka raadiya laylatul qadriga kisiga (tirada isdheer) ee tobanka danbe ee ramadaanka kamid ah

AxkaamtaSoonka 32

Hooyadeen caisha (r.c) waxay tiri: waxaan idhi: rasuulkii Allaw ka waran ha daan garto habeen habeenada kamid ah iney laylatul qadri tah ay, maxaan dha haa (habeenkaa dhexdiisa)? Wuxuu yiri: rasuulka (s.c.w) (قولي: اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنى) (صحيح، أخرجه: الترمذي، وابن ماجة) ( dheh: Ilaahayow waxaad tahay mid cafis badan, cafiskana waad jeceshahaye iska kay cafi ). 16.

Calaamadaha Lugu Garto Laylatul Qadriga Laylatul qadriga waxay lee dahay calaamado lugu garto, waxaana kamid ah:

1. Waa habeen jawi wanaagsan leh dabayshana ay daggantahay: عن ابن عباس (رضي الله عنه) قال: قال رسول الله (صلى الله عليه وسلم): ( ليلة القدر ليلة سمحة، طلقه، لا حاره ولا باردة، تصبح الشمس صبيحتها ضعيفة حمراء) (حسن، أخرجه: الطيالسي، وابن خزيمة، والبزار) ( Ibnu cabbaas (r.c) wuxuu yir:

2. rasuulkii Alle (s.c.w): laylatul qadriga waa habeen sahlan, oo furan, kula yl ma aha qabowna ma aha, subaxdeeda waxay qorra xda soo dhalan iya doo daciif ah (sidii hore ka taag daran) oo gud uudan.) Waa habeen daga naanshaha iyo xasiloonida ay malaa’igta lasoo dagaysa leh, oo ruuxa wuxuu dareemi qalbi dagani iyo laab furni iyo cibaadada oo u dhadhanta si uuna habeenada kale ahaan jirin.

3. (macnaha guud, kafiiri: saxiixu fiqhu-sunnah, mujalladka 2aad, bog ga: 134) 2.

4. Waa inay subaxnimada habeenkaas qorraxda soo dhalato iyadoo saafi ah oon shucaac lahayn

AxkaamtaSoonka ‐33‐

عن أبي ابن كعب (رضي الله عنه) أن رسول الله (صلى الله عليه سلم) قال: (( صبيحة ليلة القدر، تطلع الشمس لا شعاع لها، كأنها طست، حتى ترتفع)) (صحيح، أخرجه: مسلم) ( Ubayyi binu kacab (r.c) waxaa laga warinayaa inuu rasuulkii Alle (s.c.w) yiri: Suba xnimada laylatul Qadriga waxay qorraxda soo dhalan iyadoon shucaac lahayn, iyadoo baaf oo kale ah, ilaa ay kor u soo kacdo ).

17. Zakaatul Fidriga (Dagara Soonka) Ø

Zakatul fidriga waa sadaqo waajib ah oo laga rabo ruux kasta oo mus lim ah: yar iyo weyn, lab iyo dhadig, xor iyo addoon, Xilliga ay waajibi in la bixiyo waa: la ga bilaabo gabbal dhaca maalinta ramadaanka ugu dan beysa illaa qorrax dhaca maalint ciidda, Ruuxii dhaafiya maalinta ciidda waxaa waajib ku ah inuu bixiyo iya doo qalle ah, wuuna danbaabay ruu xaasi maadaama uu wakhtigeedii dib uga dhi gay. Ø Qaddarka waajibka ah in la bixiyo waa afar (4) mud, oo udhiganta qiyaas ahaan: labo kilo iyo afar boqol oo garam (~2.5 kg) , waxaa banaan in labo maalmood ka hor lasii bixiyo zakaatul fidriga (dagara soonka).

ØRuuxa ay ku waajibayso waa ruux heli kara quud dheeraad ka ah, wax uu cuno isaga iyo dadka ay korkiisa ku waajibtay nafaqayntooda. Ø Mana banaana in qiima ahaan (lacag ahaan) lugu bixiyo waa sida ay qa baan culimada badanko oda, Dagara soonka waxay kabitaan u tahay wixii nuqsaan ahaa ee soonka soo gaadhay, waxayna nadiifin utahay ruuxii soo soomay, dadka in la siiyo ay waajib ka tahay waa: faqiirka, miskiinka, dadka soo uruuriyo zakada ee kushaqa leh, ku wa qalbigooda lasoo dum ayo, addoomada xorayntooda xoolo lugu xidhay, kuwa daynta qaba, ku wa diinta difaacaya ee mujaahidiint ah iyo musaafirka .

Addilada caddaynaya arimahan aan soo sheegnay waa: Ibnu cumar (r.c)wuxuu yiri:

: ( فرض رسول الله (صلى الله عليه وسلم) زكاة الفطر، صاعا من تمر أو صاعا من شعير،على العبد والحر، والذكر والأنثى، والصغير 33‐

AxkaamtaSoonka 34 والكبير من المسلمين، وأمر بها أن تؤدى قبل خروج الناس إلى الصلاة) (متفق عليه)

( Rasuulkii Alle (s.c.w) ayaa farad yeelay (waajib ka dhigay) zakaatul fidriga, saac timir ah ama saac shaciir ah, addoonka korkiisa iyo xorka, labka iyo dhadi gga, midka yar iyo midka weyn ee muslimiinta kamid ah, wuxuuna faray in labixi yo kohor inta ayna dadka ubixin xagga salaadda (waa: salaadda ciidda) ). Saac, waa: shay wax lugu beego oo udhigma afar mud, marka kilo loo badalana waa: qaddar dhan: labo kilo iyo afar boqol oo garam (~2.5 kg) sidaan kor kusoo sheeg nay. Ibnu cabaas (r.c) wuxuu yiri:

( فرض رسول الله (صلى الله عليه وسلم) زكاة الفطر طهرة للصائم من اللغو والرفث، وطعمة للمساكين، فمن أداها قبل الصلاة فهي صدقة مقبولة، ومن أداها بعد الصلاة فهي صدقة من الصدقات) (صحيح، أخرجه: أبوداود، وابن ماجة)

( Rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu fardyeelay zakaatul fidriga, iyadoo ruuxii soom anaa nadiifin uga ah (ka daahirinaysa) maalaayacnigii iyo xumantii iyo quudin masaakiinta usugnaatay iyadoo ah, ruuxii gutta (bix iyo) salaadda kahor, waa sad aqo la aqbalay, ruuxiise guttaa salaadda ka dib waa sadaqo sadaqooyinka kamid ah ). Ibnu cumar (r.c) wuxuu yiri:

( كانو يعطونها قبل الفطر بيوم أو يومين) ( صحيح، أخرجه: البخاري)

( Waxay ahaan jireen kuwo bixiya (zakatul fidriga) maalin ama laba maalmood afurka ka hor (ciidda) ). Allaah wuxuu yiri: ( إنما الصدقات للفقراء والمساكين والعاملين عليها والمؤلفة قلوبهم وفي الرقاب والغارمين وفي سبيل الله وابن السبيل فريضة من الله والله عليم حكيم) (سورة: التوبة، آية: 60) ‐34‐ .….La soco Berri

WAR-GELIN:-

ku socota dhammaan Macaamiisha wargeys ka iyo Akhri satayaashi isa Shar afta leh, wux uu maa mulka wargeyskan ku wargekin ayaa in ay ilaaliyaan Nuqull ada wargeyskan oo qeybo ka mid ah fadaa ’isha Bisha Barakeysan ee Ra ma daan Daruus la xir iirta ay ku qoran yihiin iya goo Aayado khumur’aanka Kariim ah Sidaas da raadeed waxaa uu maamulka le eyahay walaa yalaal xafida Alle ha idin xafidee kana ilaali mee laha aan ku haboo neyn ee wasaqey san in aad dhigt aan ama aad ku tuurtaan Wa rgeyska an.

Qaasatan Inta La gu Jiro Maalmaha Bisha Ram ad aan waxaan mar labaad kaa codsaney naa inaad ka dhowrto kana ilaaliso meelaha warg elinta lagu muu jiyey

Mahadsanidiin



SOOMAALIYA OO WAX U DHOOFINEYSA MAREYKANKA


 GANACSIGA DHARKA


Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka fursadda u heysta in ay ka faa’iideystaan xeer uu Mareykanka u sameeyay waddamada ka hooseeya saxaraha, kaas oo dhammaan dalalkaas u fsaxaya in ay wax u dhofiyaan dalkiisa.

Mareykanka ayaa xoogga saaraya sare u qaadista xiriirka kala dhaxeeya Afrika, xilli Shiinaha iyo Ruushka ay dadaal badan geliyeen sidii ay galangal ugu yeelan lahaayeen qaaradda.

Si gaar ah Mareykanku waxa uu ganacsi u siiyay dalalka ka ho oseeya saxaraha ee ay ku jirto Soomaaliya.

Dalka Kenya oo deris la ah Soomaaliya ayaa ka mid ah waddamada uu xiriirka ganacsi ee ugu sarreeya kala dhaxeeyo Mareykanka, waxa uuna si weyn uga faa’ iideystay xeer lagu magacaabo AGOA oo loogu talogalay abuurista fursadaha kobcinta dhaqaalaha Afrika.

Bisha April ee sanadka 2024-ka ayey Kenya rajeyneysaa in lasoo afjaro wada hadallo kala dhaxeeya Mareykanka oo la xiriira dhinaca ganacsiga iyo heshiis ku saabsan maalgelin u uku sameynayo Mareykanka, sida uu sheegay wasiirka gan acsiga, Moses Kuria.

Waddamadan saxaraha ka hooseeya ayaa loo oggolaanayaa in ay badeecoo yin nooc walba leh u dhoofiyaan Mareykanka si ay sare ugu qaad



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip