HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 5-TA ABRIIL 2023-KA

0
Wednesday April 05, 2023 - 08:51:16 in Wararka by
  • Visits: 661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 5-TA ABRIIL 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha dalalka Jabuuti, Kanada iyo Kuubba

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka gudd omay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti,Kanada iyo Kubba ee loo soo magacaabay Somaliya.

Munaasabadku qabsoom tay Madaxtooya da Qar an ka ayaa Madaxeweynuhu waxa uu kaga guddo omiye waraaqaha Aqoonsiga Da njireyaasha kala ah; Mudane Maxamed Ibraah im Yuusuf, Safiirka cusub ee dalka Jabuuti, Mud ane Christopher Thornley, Danjiraha Cusub ee Ka na da iyo Mud ane Juan Manuel Rodriguez oo ah Dan jiraha ee dalka Kuubba u fadhindoona dalkeenna.

Danjireyaasha ayaa Madaxweynaha la wadaag ay farriimo ay ka sideen Madaxda iyo hoggaanka dalalkooda, iyagoo soo bandhigay dadaalka ay ku bixin doonaan adkaynta xiriirka taariikhiga ah ee ay la wadaagaan Dowlada iyo Shacabka Soomaa liyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Danjireyaa sha ayaa si gaar-gaar ah uga wada hadlay xoojin ta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga ay DFS la leeyihiin dalalkoodu, waxa uuna xusay in soo celinta xiriirka dalka Kuubba uu ka tarjumayo ka dhabeynta qorshihisa Somali Heshiis la DunIda

Maxay ka wada hadleen Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Somaliland & Wakiilka Midowga Afrika?

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Soomaaliland Cabdikarim Hu ssein Guled ayaa Shalay la kulmay Amb .Mohamed El-Amine suef oo ah wakiilka Midawga Afrika (SRCC) isla markaana ah hogganka (AT MIS).

Ergayga ayaa uga mah dceliyay Wakiilka doork iisa iyo doorka wadama da Afrika ee arimaha amn iga iyo dib-uheshiisiinta Waddanka Soomaaliya.

Dhinaca kale Ergeyga warbixin ka siiyay sida ay uga go’an tahay dib u bilaabidda iyo dardar galinta wadahada labada dhinac ee DF iyo Soma liland, waxaana sharraxaad dheer ah uu ka siiyay ahmiyadda ay leeyahiin wadahadalaas.

Dhankiisa AMb.Mohamed El-Amine suef ayaa adkeeyay sida ay diyaarka ugu yihiin inay Soom aaliya garab istaagaan xili kasta iyo goor kasta, si doo kalana ay soo dhaweenayaan dedaalada Erg eyga iyo Dowlada Soomaaliya ugu jiraan ka gun-gaarista Midnimada Umadda Soomaaliyeed.

DFS oo shaacisay xilliga Soomaaliya laga dhaa fi doono Canshuurta waxyaabaha ay u iibgey so Dalalka Carabta

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumad da Soomaaliya Dr Cilmi Max amed Nuur ayaa she egay inay ololo ugu jiraan inay ku xirnaadaan du nida inteeda kale si uu u kordho dhaqaalaha Sooma aliya. Wuxuu sheegay in Soo maal iya ay doo neyso inay ku biirto Su uqa xorta ah ee Carabta, taasina ay do wlad da Soomaaliya dadaal keeda wado si loogu guuleysto oo Soomaaliya ay noqoto mid Ganacsigeeda uu kordho.Wasiirka Wasaarad da Maaliyadda Xukuumadda Soomaali ya Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa ayaa sidoo kale sheegay in laga bilaabo 1-da Bisha May ee sanad kan Sooma aliya laga dhaafi doono Canshuurta waxyaabaha ay u iibgeyso wadamada Carabta.

Shir looga hadlayo diyaar garowga wajiga lab aad ee howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ka furmay Muqdisho

Waxaa Shalay M/Muqdisho ka furmay Mad asha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo looga hadlayo isku dubaridka howlgallada dalka looga saarayo Ururka Al-Shabaab, waxaana ka qeyb ga lay mas’uuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya iyo dalalka ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya.

U jeedka kulanka ayaa lagu sheegay in uu yah ay in qorshe mideysan lagu bilaabo wajiga labaad ee howlgalka dib u xoreynta dalka, kaas oo ay ka qeybgali doonaan ciidamada dalalka dariska.

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Jan. Cabdullaahi Cali Caanood ayaa Warbaahinta u faah faahiyay qodobada shirka looga hadlayo mudada saddexda Cisho ah oo uu ka socon do ono Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Ga ashaandhigga Ca bduq aadir Maxamed Nuur Jaam ac ay aa sheeg ay in muhiim ada shirka uu yahay sidii loo bil aabi lahaa wajiga labaad ee howlgalka ka dhan ka ah Al-Shabaab, kaas oo ay ka qyeb qaadaan doo naan Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dalalka deriska ah.

Ugu dambeyn Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Somaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inay muhiim tahay inay dalalka deriska ka qeyb galaan dagaalka dalka looga saa rayo Al-Shabaab oo uu sheegay inay dhibaato ku yihiin xasiloonida iyo Amniga Gobolka.

Soomaaliya ayaa waxaa ku sugan kumanaan askari oo badi ka socda dalalka deriska, waxaana ay Ciidamada dowladda kala qeyb galaan dagaal ka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo sugida amiga xar umaha dowladda.

Ergeyga cusub ee arrimaha Somaliland oo kul amo ka wada magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Sa alax Axmed Jaamac ayaa Shalay xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga cusub ee arrimaha wada-had alada Somaliland u qaabilsan dowladda federaal ka Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Kulankan ayaa wax aa looga wada-had lay arrimo la xiriira wada-hadalada Som aliland iyo waafajijin ta hal-ku-dhiga dow ladda uu hoggaami yo madax weyne Xa san Sheekh Maxa muud ee Soomaali Heshiis ah.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa Ergayga kula dardaarmay in uu ka sha qeeyo xaqiijinta qor shaha xu kuumadda ee "Soo maali He shiis ah,” kaas oo uu sheeg ay inay udub dhexaad u tahay ka miro dhalinta midnim adda iyo wada-jirka ummada Soomaaliyeed.Ergayga cusub ee arrim aha Somaliland ayaa tan iyo markii la magac aabay 1-dii bishaan waxa uu kulamo kala duwan ka waday magaalada Mu qdisho, isaga oo la kul may Ra’iisul Wasaare Xam za Cabdi Barre.

Md.Xamza iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kulankii ay yeesheen uga wada-hadlay sida loo sii ambaqaadi lahaa wada-hadalada DFS iyo Somali land.R/Wasaare Xamza ayaa sidoo kale ku boorri yay Ergeyga inuu ka shaqeeyo xaqiijinta qorshaha xukuumadda ee salka ku haya xal u helidda iyo adkeynta midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay Ergayga inuu xoogga saaro ka miro dhalinta hadafka DFS ee ku qotoma in tabasho kasta oo jirta lagu waj aho wada-hadal iyo isu garaabid.

Cabdikariin Guuleed ayaa xilligii uu ahaa wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya waxaa si degan oo la rajeynayey in laga mira-dhaliyo ay ku socdeen wada-hadaladii Soomaaliya iyo Somaliland oo hakaday markii ay xukunka wareejiyeen Xasan Sheekh iyo xulufadiisii xiligaas.

Cali Wajiis oo farta ku fiiqay dowlad shisheeye ‘oo dishay’ Saado Cali Warsame

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culumada So omaaliyeed ayaa markii ugu horeysay shaaciyey inuu aaminsan yahay in sirdoon shisheeye uu di lay Fanaanadii weyneed Sa ado Cali Warsame.

Sheekh Caliwajiis ayaa sheegay in isagoo ku sugan dalka Koonfur Afrika ay TV-ga ka daawad een Saado Cali Warsame oo Sweden uga qeyb gashay xaflad weyn oo loo qabtay ta age erada jab hadda ONLF oo dagaal culus kula jirtay Itoobiya.

Wuxuu sheegay in Saado ay halkaas ka qaaday hees ay ku karbaasheysay mad axdii Ito obiya horay u soo hoggaa misay iyo kuwii mar kaas hogga aminayey, iyadoo huwan calama da Soomaaliya &jabhadda ONLF.

"Nin markii goobta aan TV-ga ku daawaneynay ila fadhiyey ayaa nagu yiri gabadhaas Saado ah, markii ay ku laabato haddii ay 7baad sii noolaato It obiya aqoon uma lihi,” ayuu yiri Sh.Cali wajiis.

Wuxuu sheegay in arrintii ay sidii ninku u shee gay noqotay oo Saado la dilay iyadoo shan maalm ood Muqdisho joogta, maalinkii 6-aad, Shiiqa ayaa xogtaan ku shaaciyey wareysi uu siiyey

TV-ga Dalsan.

"Anigu dalka ayaan ku soo laabtay, waxaan de gay Hotel Ambasitoor, ayana waa timid, shan ma almood ayey Muqdisho joogtay, maalintii lixaadna waa la dilay,” ayuu yiri.

Sheekh Cali oo dib u xusuusanaya raggii dilay Saado Cali Warsame ayaa sheegay inay wateen gaari Qooqan ah oo rag aad u hubeysan oo BKM-yo wata ay saaran yihiin. "Waxaa lagu dilay jiirada Hotel Ambasitor, ragga dilay waxay wateen gaari Qooqan ah oo ay saaran yihiin seddaxa ama laba qori oo Dabamiishaar ah (BKM) iyo ugu yaraan lix AK47, gaarigeeda ayaa gaariga lagu hor jaray waa la toogtay, ragiina waa iska dhaqaaqeen oo cid daba kacday ma jirto,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Ugu dambeyntii Sheekh Caliwajiis ayaa yiri, "Aniga shaki iigama jiro in sirdoon shisheeye uu di lay gabadhaas oo Al-Shabaab aysan dilin,” Shiiqa ayaa ka gaabsaday inuu sheego magaca dowlad da uu ku tuhmayo inay dishay Saado Cali.

Allaha u naxariistee Saado Cali Warsame ayaa markii la dilay waxay aheyd xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, sanado ka dibna waxay dowladda Soomaaliya toogatay rag qirtay inay fuliyeen weerarkii lagu dilay.


Warbixin shaacisay tirada dadkii qaraxyada Soomaaliya ku dhintay sannadkii 2022

Warbixin cusub oo kasoo baxday Qaramada Mi doobay ayaa waxaa looga hadlay dhibaatooyinka ka dhasha qaraxyada miinooyinka ah ee ka dhaca gudaha Soomaaliya, kuwaas oo aad u kordhay sanadihii lasoo dhaafay.

QM oo warbixinteeda ku soo beegtay iyada oo Shalay la maamuusayo maalinta loogu talagalay in la sameeyo wacyigelinta miinooyinka iyo in la dhiirrageliyo soo saaristeeda ayaa shaacisay tirada dadka ku dhintay ama kuwa ku dhaawac mii nooyinka ee 2022-ki

Warbixintaan ayaa waxaa lagu xusay in Soo

maaliya sanad kii tagay 2022-kii ay wayxee llo gaa

rsiisay ,Iino in ka ba dan 1,200 oo qof oo dhima sho & dhaawac soo gaaray, ayada oo warbixinta lagu sheegay in loona baahan yahay in la sam eeyo wacyigelin guud, si loo soo afjaro halista taa gan ee Miinooyinka iyo haraadiga walxaha qarxa.

Qoraalkan oo ay soo saartay ku xigeenka Erg eyga Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoob ay u qaabilsan Soomaaliya, Anita Kiki Gbeho ayaa lagu sheegay in ay ka go’an tahay sidii loo dard argelin lahaa wacyigelinta bulshada iyo dhiirragel inta kooxaha miinooyinka soosaara.

"Marka laga eego tirada dadka ku wax-yeeloo ba ama baaxadda culayska dhaqaale, khasaaraha ay dadka caadiga ah ee Soomaaliyeed kala kulma an khatarta ka dhalan karta walxaha qarxa waxay ku kacaysaa qiimo aad u sarreeya oo aan la xamili karin. Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxaa si joogto ah uga go’an la-shaqaynta maamullada Soomaaliyeed iyo saaxiibada maxalliga ah iyo ku wa caalamiga ah si loo badbaadiyo dadka rayidka ah loona kobciyo nabadda, amniga iyo horumarka Soomaaliya” ayay tiri Anita Kiki.

Sidoo kale waxa ay boggaadisay doorka kooxa ha gurmadka ee ka shaqeeya miino soo saarista, si loo badbaadiyo nolosha dad badan oo Soomaa liyeed, Waa ay sii hadashay waxa ay hadalkee da sii raacisay: "Maalintan Caalamiga ah awgeed, waxaan si gaar ah u qiraynaa geesinimada iyo he ellanaanta hawl-wadeenada ka shaqeeya miino-saarista iyo sida ay uga go’an tahay abuurista jawi amaan ah oo bed-qaba oo ay helaan dhammaan dadka Soomaaliyeed” ayay mar kale qoraalka ku tiri Anita Kiki Gbeho.

Waxaa kale oo ay sii raacisay "Sannadkii 20 22, in ka badan 1,200 rayid Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay ama ku dhaawacmay walxaha qa rxa, oo ay ku jiraan haraadiga walxaha qarxa ee ay reebeen daagaalada, miinooyinka iyo walxaha qarxa ee macmalka ah” ayaa la raaciyay bayaan ka kasoo baxay Qaramada Midoobay.

Soomaaliya ayaa waxaa ku badan moonooyina iyo haraadiga walxaha qarxa, kuwaas oo dhibaato ku haya shacabka degan goobaha looga tegay haraadigaas ee yaalla dalka.

laammaha Amniga muqdisho oo qabtay rag ku eedeysan Burcadnimo

Ciidanka Boliiska Saldhigga Degmada Ya aqshiid ayaa gacanta ku soo dhigay seddex kamid ah rag lagu eedeeyay in ay kamid yihiin Burcadda ubaysan kuwaaas oo dhac ka geysanaayay isla Degmada Dhexdeeda. Eedeysanyaasha labo kamid ah waxaa ay ku kala hubeysnaayaan toor eeyo iyo Bistoolado caag ah, halka midka kalana uu wade ka ahaay moota da ay adeegsanayeen. War kasoo baxay taliska Booliska Gobolka Bana adir ayaa lagu sheegay in Sharciga la hor geenayo ayna kamid noqonayaan Burcada hubay san ee ho ray Ciidanku Booliska u soo qabteen.

Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa Shacabka magaalada muqdisho wa xaa ay ka cabanayeen rag hubeysan oo badi xilli yada habeenkii ah dhac u geysanaya, kuwaas oo qaarkood la qabtay qaar kalena lagu raad joogo.

PUNTLAND oo ka hortimid khidmad ay soo rogtay DF

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hortimid khidmad ay dowladda Federaalka kusoo rogtay shirkadaha isgaarsiinta ee dalka ka howlgala, xilli xiisa dda labada dhinac ay sii korortay.

Qoraal kasoo baxay wa saaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Puntland ayaa sidoo kale lagu cadd eeyey mowqifka Punt land ee la xiriira xeerar ka isga arsi inta iyo khidmada dhee raadka ee DFS.

Qaraalka ayaa lagu sheegay in Puntland aysan quseyn xeerka la xiriira Isgaarsiinta iyo khidmad aha hirarka ee ay Dowladda Soomaaliya si iskeed ah go’aan uga gaartay.

Sidoo kale qoraalka waxaa lagu yiri "inta laga gaarayo heshiis la xiriira dhaqaalaha, Puntland wa xa ay ku dhaqmeysaa dastuurka Puntland iyo xeer ka isgaarsiinta iyo canshuuraha Puntland”.

Go’aanka maamulka Puntland ayaa yimid, iya doo DFS ay hirgelineyso qorsha ha khidmadda cu sub, waxayna arrintan qeyb ka tahay khilaafka Pu ntland iyo Dowladda Federaalka oo meeshii ugu xumeyd gaaray Janaayo 2023.

Puntland ayaa dhow aan sheegtay inay si ma dax-banaan u dhaqmeyso inta laga dhameystirayo dastuurka ku-meel gaarka ah ee Soomaaliya, aya da oo eedeymo dhowr ah u jeedisay DFS.

Xaaladda Soomaalida dalka Koonfur Afrika oo weji cusub yeelatay iyo halis soo korortay

Xaaladda adag ee ay wajahayaan ganacsat ada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Koonfur Afr ika ayaa haatan yeelatay weji cusub, ayada oo ay soo korortay halis kale oo ay wajahayaan Soom aalida ku nool magaalo oyinka dalkaas.

Somalida ayaa markii hore lagu hayay dhac, dhaawac iyo dil ay kala kulmayaan burcad Koonfur Afrikaan ah, balse wa xaa haatan soo kordhay afduub loo geysanayo Soomaalida. Ceyraduus Cilmi oo kamid ah hoggaanka Jaali yada Soomaalida Koonfur Afrika ayaa ka faa hfaahin ka bixiyay dhacdooyinka afduubka ee lagu hayo ganacsatada Soomaalid ah

"Xaaladda si kale ayay isku bedashay, waxaa na soo kordhay afduub,” ayuu yiri Ceyraduus Cilmi oo kamid ah hogaanka Jaaliyada Soomaalida Koo nfur Afrika.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in maalmihii u da mbeeyay laba afduubtay illaa saddex qof oo Soomaali ah, kuwaas oo kala ahaa ganacsade dukaankiisa laga watay laba caruur oo Soomaali ah, kuwaas oo iyaga oo iskuul u socday waddada laga afduubtay.

ceydaruus ayaa xusay in afduubayaasha ay qaadanayaan lacag madax furasho ah, isla-mark aana ehellada dadka ay ku dhacday arrintaasi ay bixiyeen madax furasho. "Afduubkani waa dhicii hore oo la casriyeeyay halkii ganacsiyadooda Soo maalida loogu tegi jiray inta sanadkan 2023-ka waa markii labaad, muwaadin Soomaaliyeed oo ganacsato ahaa ayaa laga afduubay goobta gan acsigiisa muddo ka bacdina waa lasoo sii daayay hadda arrin ugu daran waxa ay tahay Soonkii ka hor inyar ayaa waxaa dhacday ganacsade Soom aaliyeed ayaa laba wiil uu dhalay oo iskuulka u socday waddada laga kaxeystay , lana afduubtay, illaa iyo haddana waa la la’yahay,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Ceydaruus.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in waxa geysana yaa dhibaatooyinkaas ay yihiin kooxo burcad Afr ikaan ah, ayna yihiin kuwii horay dhaca iyo dila ku hayay Soomaaliyda.

"Waa burcad Koonfur Afrikaan uun oo qofka kaxeysaneyso oo afduubeysa wax kale oo cad deyn ah lama haayo oo aan aheyn inay Koonfur Afrikaan afduubanayaan” ayuu yiri.

Si kastaba, arrintan ayaa walaac ku abuurtay ganacsatada iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee wad danka Koonfur Galbeed, maadaama ay wajahay aan xalad adag oo amni darro ah.

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay M/Laas-Caanood

Dagaal xooggan ayaa duleedka Magaalada La as-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa uu ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa de gaanka ee la magac baxay SSC, waxaana ka dhashay khasaaro ka dhashay dagaalka.

Dagaalka ayaa waxaa uu yi mid kadib markii Ciidamada Som aliland oo wada dhaq dhaqaaqyo Ciidan iyo kuwa degaanka ee SCC ay isku dhaceen, waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in dagalka siweyn looga dareemaya de gaannada u dhow Magaalada Laas-Caanood.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi kudarayaan in Ciidamada Somaliland ay tiro madaafiic ah ku gar aaceen Xaafado katirsan magaalada Laas-Caan ood, waxaana ka dhashay khasaaro ah burbur soo gaaray qaar kamid ah dhismaya asha kuyaa lla magaalada laas-Caanood.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya goobihii lagu dagaalamay ayaa sheegaya inay halkaasi kajiraan dhaq dhaqaaqyo Ciidan, isla mar kaana dadka degaanka ay sheegeen inay cabsi dagaal dareemayaan madaama dhinacyada ay weli ishor-fadhiyaan.


Al-Shabaab oo weerar ku qaaday xero ku taalla Ruun-Nirgood + Khasaaraha

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhe xe ayaa sheegaya in markale xoogaga Al-Shaba ab ay Shalay weerar gaadmo ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla gudaha degmada Ruun-nirg ood oo ka tirsan gobolkaasi.

Weerarka oo ahaa mid culus ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu ekeeyay xero ay ku sug naayeen ciidamada Macawiisleyda, waxaana ka dib xigay dagaal toos ah. Labada dhinac ayaa is weydaarsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana khasaare soo kala gaaray, sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka.

Guddoomiyaha maamulka degmada Ruun-nirgood oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ay aa faahfaahin ka bixiyay weerarkaasi, wuxuuna tilmaamay in la iska caabi yay Al-Shabaab.

"Qolada nabad diidka ahaa waxa ay sameeye en weerar gaadmo ah ayay ku sameeyeen cii damada deegaanka ee Macawiisleyda, marka wa ana laga hortegay,” ayuu yiri.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in khasaare xoog an la gaarsiiyay xubnaha weerarka soo qaaday, dhankooda ay ka dhinteen laba askari oo kamid ahaa ciidanka deegaanka.

"Khasaare iyaga ayuu ku gaaray dad badan ay aa ka dhintay, annaga weerarkaas laba wiil ayaa nooga dhintay oo geesiyaal ahaa Allaha u nax ariisto” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Waxa kale oo uu intaasi kusii daray in ciidam ada huwanta ay haatan wadaan howlgallo lagu baadi goobayo xubnaha weerarka soo qaaday, is la-markaana ay xaaladdu degan tahay."Waa la da ba kacay, haddana waa la daba joogaa, waa ku guul darreysteen isku daygii ay sameeyeenm” ay uu markale yiri guddoomiyuhu

Ruun-nirgood oo dhowaan soo gashay gacanta dowladda ayaa waxaa todobaadkii hore weerar ku billowday qaraxyo ka fulusay Al-Shabaab, kaas oo khasaare badan geystay.

Gabadh Soomaali ah oo loo magacaabay mid kamid ah xilalka u sarreeya ee dalka Itoobiya

Baarlamaanka dalka Itoobiya oo Shalay fa dhigoodii caadiga ahaa yeeshay ayaa xilal kala du wan ansixiyay, halka hal xubin ahna laga qaaday xubinnimadii baarlamaaniga ee dalka.

Lelisa Deslayn oo ah gabadh kasoo jeeda degaanka Oromiya ayuu Baarlamaanka Itoobiya u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Federalka Itoobiya, halka Sahra Cumar Cali oo iyaduna kasoo jeeda dowlad degaanka Sooma alida loo magacaabay inay noqoto Ku xigeenka Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Federalka Itoobiya.

Sahra Cumar Cali oo ah gabadh Soomaali ah ayaa horey xilal kala duwan uga soo qabatay dow lad degaanka Soomaalida, gaar ahaan waxay mu ddo dheer kasoo shaqaynaysay qaybaha kala du wan ee Maxkamadda sare ee dowlad degaanka Soomaalida.

Xubnaha Soomaalida ayaa muddooyinkii u da mbaysay waxay kusoo badanayeen xilalka sare ee xukuumadda Ra'iisal Wasaare Abiyi Axmed, in kastoo marka loo eego tirada Soomaalidu ay ku la haan lahayd federalka Itoobiya ay yar tahay, hadd ana intii uu Abiyi Axmed xilka qabtay waa markii u horreysay ay Soomaalidu tiradii u badnayd ka hesho Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra'iisal Wasa are Abiyi Axmed Dowlad degaanka Soomaalida ayaa kamid ah degaannada ugu waaweyn ee da lka Itoobiya, iyadoo ay sidaa tahay haddana xi ldhibaannada heer federal ku matala degaanka So omaalida ama xubnaha kasoo jeeda degaanka Soomaalida ee loo magacaabo xilalka heer feder al waa kuwo markasta ka yar tiradii ay Soomaal idu ku lahaan lahayd Federalka Itoobiya.

Safiirka Ethiopia oo la kulmay madaxda sare ee Somaliland kadib fashilkii…

Safiirka cusub ee dowladda federaalka Itoobiya ay usoo magacowday Somaliland Amb. Delil Kedir Bushra ayaa Dorraad la kulmay wasiirka wasaara dda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Ka ahin Axmed.

Kulankan ayaa waxaa

Wasiir Kaahin ku wehlinayay agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gu daha Maxamed Yuusuf Ism aaciil iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda arri maha gudaha.

Kulanka Wasiirka iyo Safiirka cusub ee Itoobiya ay aa waxa uu udaarna isbarasho iyo soo dhaweyn wasiirku u sameeyay Amb. Delil Kedir, sida lagu yiri qoraal kasoo baxay xafiiska wasiirka arrimaha gudaha Somaliland.

Labada masuul ayaa sidoo kale waxay kul ankooda uga wada-hadleen xaaladda nabad-ge lyo ee Somaliland, xilli ay Laascaanood ka taagan tahay xiisad colaadeed, halkaasi oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada Somaliland iyo kuwa deeg aanka ee SSC.

"Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa Safiirka warbixin ka siiyey Nabad-gelyada buuxda ee ka jirta Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, horuumarka ka socda dalka iyo Iskaashiga ay Somaliland la leedahay wadamada jaarkeeda ah, oo ay ugu horeyso Iska ashiga nabad-gelyada,” ayaa lagu yiri qoraal laga soo saaray kulankaan.

Safiirka cusub ee dowladda federaalka Itoobi ya ayaa ugu dambeyntiina uga mahadnaqay wasi irka wasaaradda arrimaha gudaha soo dhowaynta uu u sameeyey.

Kulanka Safiirka Itoobiya iyo madaxda Somalil and ayaa imanaya xilli ay fashilmeen dhex-dhexaa din garwadeen ay ka aheyd Itoobiya, oo la rabay in xal looga gaaro colaadda ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, taasi oo u dhaxeysa ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC.

Dadaallada Itoobiya ayaa waxay horumar ka sameyn waayeen labada dhinac ee isku haya mag aalada Laascaanood, waxaana halkaasi ku guul-dareystay isku-deygii Itoobiya ee xal loogu raa dinayay colaadda ka taagan xarunta gobolka Sool.

Sida ay sheegtay inay hore u baahisay Ca asimada Online, "dadaallada Itoobiya ayaa u guul-dareystay kadib markii labada dhinac ay shuruudo dhowr ah hordhigeen wafdigii ka socday Itoobiya,” kuwaasi oo xilligaan ay adag tahay in labada dhinac ay aqbalaan.

Shuruudaha ay labada dhinac hordhigeen xub nihii ka socday Itoobiya ayaa xilligaas god kusii ri day in waqti dhow xal laga gaaro dagaalka ka so cda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Si kastaba, Dagaalka Laascaanood ayaa socda muddo ku siman laba bil, ayada oo khasaaraha ugu badan uu kasoo gaaray dad rayid ah oo an waxba Shalaysan, waxaana weli duleedka magaala da isku horfadhiya ciidamada labada dhinac. Xigasho:-caasimadda.net

Gaashaanbuurta Nato Oo Shalay Soo Dhaw ey neysa Xubinimada Finland

Calanka Finland ayaa lagu wadaa in laga taa go xarunta gaashaanbuurta Nato ee magaalada Brussels, si loo xuso dalka dariska la ah gal be edka ee Ruushka oo noqonaya xubinta 31-aad ee xulafada reer galbeedka. Madaxweynaha Finland Sauli Niinisto iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa ku biiraya wasiirada gaasha anbuurta Nato xaflad ay uga qeyb gal ayaan.

Ku biiritaanka Finland waxay dhabar jab ku tah ay Ruushka Vladimir Putin, oo marar badan ka ca wday ballaarinta Nato ka hor duulaanka buuxa ee Ukraine.

Dhererka xadka Ruushka uu la wadaago dalal ka xubnaha ka ah gaashaanbuurta Nato ayaa had da laba jibaaray.

Finland waxay xuduud bari la wadaagtaa 1, 340-km (832-mile) ee soohdinta bari ee Ruushka waxayna si rasmi ah u codsatay inay ku biirto isba haysiga amniga reer galbeedka ee Sweden bishii May ee la soo dhaafay.

Waxay hore labadooduba u qaateen siyaasad aan toos ahayn. Laakin markii ay soo wajahday militariga Ruushka ee sii kordhaya, waxay door bideen inay u guuraan dammaanad qaadka ilaa linta ee uu bixiyay qodobka shanaad ee Nato, kaa soo sheegaya in weerar lagu qaado hal xubin uu yahay weerar dhammaan.

Duullaanka Ruushka ayaa keenay in ra’yiga dadweynaha Finland ay kor u kacaan ku biirista Nato oo 80% ay taageersan yihiin.

Codsiga Sweden ayaa hadda noqday mid xayi ran, iyadoo madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu ku eedeeyay Stockholm inay soo dha weeyeen mintidiinta Kurdiyiinta, Hungary sidoo ka le wali ma ogola inay Sweden ku biirto. Waddada Helsinki ku biirtay ayaa socotay mud do sannad ka yar, waxaana xafladda Talaadada ay ku soo be egantay sannad-guuradii 74-aad ee ka soo ware egtay aasaaskii Nato sannadkii 1949-kii.

Waxay si rasmi ah ugu biiri doontaa marka Wasiir ka Arrimaha Dibadda Pekka Haavisto uu ku war eejiyo waraaqaha ka mid noqoshada Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Antony Blinken.

"Tani runtii waa maalin taariikhi ah, waxay u tah ay maalin ku weyn isbaheysiga” ayuu yiri xoghaya hagud ee Nato Jens Stoltenberg ka hor xafladda.

"Finland waa xulafo aad u fiican, oo karti badan, waxay nala wadaagtaa qiyamkayaga, waxaanan filaynaa isbeddel aan kala go ‘lahayn oo loogu talagalay kursigeeda saxda ah ee miiska,” safiirka Maraykanka ee Nato Julianne Smith sheegtay BBC.

Waxay sheegtay inay rajaynayso in Sweden ay sidoo kale ku soo biirto shirka xiga ee Nato ee ka dhacaya Lithuania bisha Luulyo. Wasiir ku xige enka arrimaha dibadda ee Ruushka, Alexander Grushko, ayaa ka digay in haddii xulafada cusub ee Nato ee Finland ay halkaas geeyaan ciidamo ama kheyraad, Moscow "ay qaadi doonto tillaabo oyin dheeri ah si ay si kalsooni leh ugu sugto am maanka militariga Ruushka”.

Axadii, safiirka Ruushka ee Belarus, Boris Gry zlov, ayaa sheegay in Moscow ay u wareejin doon to hubka nukliyeerka ee taatikada ah meel u dhow xudduudaha galbeedka Belarus si loo kordhiyo fursadaha lagu xaqiijinayo amniga.

Si kastaba ha ahaatee, xoghayaha guud ee ga ashaanbuurta Nato ayaa sheegay in aysan wali ar ag wax isbedel ah oo ku yimid mowqifka nukli yeerka ee Ruushka.

Nato waxa ay hadda ku yeelan doontaa todd obo xubnood oo ka tirsan badda Baltic, taas oo sii go’doomin doonta gelitaanka xeebta ee Ruushka ee St Petersburg iyo meesha yar ee Kaliningrad.

SIDEE AYAY KU DHACDAY IN 14 MILYAN OO DOOLAR LAGU DHACO 2 SAACADOOD GUDOHOOD?

Bal qiyaas in adigoo Hindian ah oo ah shaqaale mushahar yar ka qaata shaqo maalinla ah doorkaagana yahay inaad tagto bangiga qeybta lacag caddaanka ah oo aad oo aad lacag ka soo bixiso.

Sannadkii 2018, rag dhowr ah oo ku nool gob olka Maharashtra ayaa waxaa doorkooda laga dhi gay inay lacagaha caddaanka ah ka soo qaadaan bangiga qeybta ATM-ka balse dhab ahaantii waa la siray. Weerarku wuxuu dhacay dabayaaqadii bi shii Agoosto ee sannadkii 2018, waxaana udub dhexaad u ahaa bangiga Cosmos Co-operative, xaruntiisa Pune. Shalay sabti ah ayay shaqaalaha xafiiska dhexe ee bangiga si lama filaan ah u hele en fariimo cabsi leh oo xiriirsan. Waxay farriimaha ka socdeen shirkadda kaarar bixinta Visa ee Mar eykanka, iyagoo ka digaya inay arki karaan dalab aadyo kumanaan gaaraya oo la xiriira bixinta lac ag caddaan ah oo badan oo lagala baxay ATMya da – iyadoo sida muuqatana ay isticmaalayaan kaararka Cosmos Bank.

Laakiin markii kooxda Cosmos ay hubiyeen nidaamyadooda, ma aysan arkin wax ka baxsan mac aamiishooda caadiga.

Qiyaastii nus saac ka dib, kaliya si ay u badba adaan, waxay oggolaadeen in Visa ay joojiyaan dhammaan kaararka bangiga Cosmos.Hakintani waxay ku yeelatay saameyn weyn iyo khasaare baaxad leh. Maalintii xigtay Visa ayaa bang iga la wadaagtay liiska dhameystiran ee lacagaha caddaanka ah ee lagala baxay xarunta dhexe ee bangiga Cosmos.Ku dhowaad 12,000 oo goor a yaa lacago caddaan ah lagala baxay ATM-yo kala duwan oo daafaha caalamka ku yaal. Bangiga ay aa waxaa khasaaray ku dhowaad 14 milyan oo doolar.

Waxaa uu ahaa fal dambiyeed abaabulan oo khatartiisa wata.Burcadda ayaa waxay lacagaha caddaanka ah kala baxeen 28 waddan oo ay ku jiraan waddamada Mareykanka, Ingiriiska, Imaar aadka Carabta iyo Ruushka.Dhammaan lacaga haasina waxaa lala baxay muddo laba saacadood iyo 13 daqiiqo gudohood. Ugu dambayntii, baaray aashu waxay dib u eegi doonaan asalka kooxda burcadda internet-ka oo u muuqday inay ka soo jeedaan Kuuriyada, dowladana ay la ogtahay. Laakiin ka hor intaanay ogaan sawirka guud, baar ayaasha qaybta dambiyada internetka ee Mahara shtra ayaa waxay la yaabeen markay arkeen mu uqaallada CCTV ee muujinaya rag tobaneeyo ah oo ku socda meelo badan oo ka mid ah ATM-ya da, kuwaas oo gelinaya kaararka bangiga ka dib na boorsooyinka ku shubaya lacago caddaan ah.

"Kama warqabin shabakad lacag dhacda oo sidan oo kale ah,” ayuu yiri Insp Gen Brijesh Si ngh, oo hoggaaminayay baaritaanka. Mid ka mid ah kooxaha burcadda ah ayaa haystay aalad uu kula socday lacagaha caddaanka ah ee ATM-ya da lagala baxayo, ayuu yiri Singh. Iyaga oo isti cmaalaya muuqaalka CCTV-ga iyo sidoo kale xogta talefannada gacanta ee meelaha u dhow ATM-yada, ayaa baarayaasha Hindiya waxa u suurtagashay in ay xiraan 18 tuhmane toddobaa dyo ka dib weerarka. Intooda badan hadda waxay ku jiraan xabsiga, oo ay maxkamad ku sugayaan. Singh wuxuu she egay in nimankan aysan ahayn burcad waawe yn.

Dadka la xiray waxaa ka mid ahaa kabalyeeri, darawal iyo kabo sameeye.Mid kalena waxa uu haystay shahaado farmashiye. "Waxay ahaayeen dad dabacsan,” ayuu yiri.

Iyada oo ay taasi jirto, waxa uu Gen Brijesh Singh u malaynayaa in markii uu weerarka dhac ay, xataa nimankii loo qoray inay yihiin "gacan dhe eraad ah” waa ay ogaayeen waxa ay dhab aha antii samaynayaan.

Laakiin miyay garanayeen cidda ay u shaqay nayeen? Baarayaasha waxay rumeysan yihiin in dalka go’doonsan ee Kuuriyada Waqooyi uu ka danbeeyay weerarka. Kuuriya Waqooyiga waa mid ka mid ah waddamada ugu saboolsan adduunka, haddana qayb muhiim ah oo ka mid ah kheyraadkiisa xaddidan waxaa loo isticmaalaa dhismaha hubka nukliyeerka iyo gantaallada ballistic-ga, dhaqdhaqaaqaas oo uu mamnuucaya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Sid aas darteed, Qaramada Midoobay waxay dalkaas gelisay cunaqabatayn adag, taasoo ka dhigtay ga nacsigiisa mid xaddidan. Tan iyo markii uu xuk unka qabtay 11 sano ka hor, hog aamiyaha Kuur iyada Waqooyi Kim Jong Un waxa uu kormeeray olole aan horay loo arag oo tijaabo hub ah, oo ay ku jiraan afar tijaabo oo nukliyeer ah iyo dhowr daandaansi oo lagu tijaabinayo gantaal lada isaga kala goosha qaaradaha.

Mas’uuliyiinta Mareykanka ayaa rumeysan in dowladda Kuuriya da Waqooyi ay u adeegsane yso koox burcad ah oo caan ah si ay u jabsadaan bangiyada iyo hay’ adaha maaliyadda ee adduun ka si ay u xadaan lacagta ay u b aahan tahay si dhaqaaluhu u sii socdo oo ay u maalgeliyaan barnaamijka hubka.

Burcadda oo lagu naaneeso Kooxda Lazarus, ayaa la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin unug ay maamusho hay’adda sirdoonka militariga ee Ku uriyada Waqooyi ee awoodda badan.

Kooxdan ay aa markii ugu horreysay caan ka noqotay caal amka markii madaxweynihii Mareyk anka Barack Obama uu ku eedeeyay Kuuriyada Waqooyi inay jabsatay shabakadda kombuyuutar rada ee Sony Pictures Entertainment sannadkii 2014-kii. Kooxda Lazarus ayaa tan iyo markaas ka dib lagu eedeeyay inay isku dayday inay 1 bilyan oo doolar ka xado bangiga dhexe ee Bangladesh sannadkii 2016-kii, iyo inay bilaabeen werarkii internet-ka ee WannaCry oo ay isku dayeen inay madaxfurasho uga qaataan dhibanay aasha adduunka oo dhan, oo ay ku jirto NHS-ta Britain.

Kuuriyada Waqooyi ayaa si adag u beenisay jiritaanka kooxda Lazarus, iyo dhammaan eedeym aha la xiriira jabsiga internet-ka dowladaha. Maamulka Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ku qiyaasay in Kuuriyada Waqooyi ay leeda hay ilaa 7,000 oo burcadda internet-ka ah oo la tababaray.Uma badna in dhamaantood ay ka shaqeeyaan gudaha dalka, halkaasi oo dad yar ay heystaan ogolaanshaha isticmaalka internetka, taasoo adkeyneysa in la qariyo dhaqdhaqaaqyada isticmaalayaasha.Taa beddelkeeda

, inta badan waxa loo diraa dibadda.

XIGASHO:-BBCSomali

TRUMP OO DIIDAY INUU QIRTO DACWADAHA 34 KIIS OO LAGU SOO OOGAY.

Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa Talaadadii maxkamada gobolka New York ka sheegay inaanu wax danbi ah galin 34 da cwadood oo lagu eedeeyay, kuwaas oo ay ka mid yihiin in uu ka been abuuray diiwaanka ganacsgi isa iyo lacag aamusin ah oo uu siiyay gabar sa me ysa aflaanta galm ada, kahor doorashadii 2016.

Trump ayaa diiday inuu qirto eedda dambi ga lagu soo oogay ka hor inta aan la horgeyn dacwad oogaha maxk am ada sare ee gobolka New York Juan Merchan ka dib markii sharciyaqannadu ay soo bandhigeen ee daha loo heysto.

Ma jirin taleefishin toos ah oo laga sii daayay dacwadda kadib markii Merchan uu diiday codsiyo uga yimid xarumaha warbaahi nta oo ahaa in la sii daayo.Balse waxa uu oggolaaday koox yar oo sa wir qaadayaal ah inay soo galaan maxkamadda ka hor inta aysan dacwadu bilaaban.

Qareennada difaacayay ee Todd Blanche, Su san Necheles iyo Joe Tacopina ayaa labada dhin ac ka fadhiyey, iyadoo ilaalada maxkamadda oo hubaysan ay Trump gadaashiisa taagnaayeen.

Dacwad oogayaasha kiiskan ayaa ku eedee yay in Trump uu jilaaga aflaanta ee Stormy Dani els siiyay $130,000 kahor tartankii madaxtinimo ee uu ka qeybgalay ee sannadkii 2016, si uu uga aamuso sheegashadeeda. Trump ayaa muddo dheer beeniyay sheegashada Daniels, oo magace eda saxda ah uu yahay Stephanie Clifford, inuu ku lan hal habeen ah la yeeshay.Laakiin Trump ma uu dafirin in qareenkiisii Michael Cohen, uu bixiyay lacagta Daniels.


 

DARUUSTA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN



 {AXKAAMTA-SOONKA}

12. Waxyaabaha Sunada Ah Soonka Dhexdii sa Sunooyinka soon ka aad ayey ufara badan yihiin waxaana kamid ah: ü In afurka la dadaji yo.ü In timir lugu afuro.üIn la suxuurto suxuur tana dib loo dhigo.üQura anka oo akhrintiisa la badiyo. ü Sadaqada oo lu gu dadaalo. ü

In dad ka soom an la afursiiyo. ü Habe enkii oo latukado taraawiixda a ma tahajud ka.ü Ma saajidka oo lu gu nagaado (ictikaafka) i.w.m. Daliilka afurka iyo ti mirta waa: Sahal binu saciid waxaa laga warinayaa: inuu ras uulka (s.c.w) yiri: ( لا يزال الناس بخير ما عجلو الفطر) (متفق عليه). (Dadka kheyr kama suul ayaan (kama dhamaanayaan) intay afurka dad ajinay aan). Cumar binul kha dhaab (r.c) wuxuu yiri: rasuulka (s.c.w) wuxuu yiri: (إذا أقبل اليل من هاهنا وأدبر النهار من هاهنا وغربت فقد أفطر الصائم) (متفق عليه) الشمس (Marka uu habeenka kasoo qaabilo xaggaa (dhi naca ay qorraxda kasoo baxdo) maalintana ay u daba jeediso xaggaa (dhinaca ay qorraxda u dha cdo) qorraxdana ay dhacdo, dhab ahaan wuu afuray ru uxii soomanaa). عن أنس رضي الله عنه قال: ( كان رسول الله (صلى الله عليه وسلم) يفطر على رطبات قبل أن يصلي، فإن لم تكن رطبات فعلى تمرات، فإن لم تكن حسا حسوات من الماء) (حسن، أخرجه: أبوداود، والترمذي) ( Anas (r.c) wax aa laga warinayaa inuu yiri: Rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu ahaan jiray mid ku afura xabado rodhob ah (waa nooc timirta kamid ah) intuuna tukanin ka hor, haddaysan rodhob yaalo jirinna xabado ti mir ah (ay uu ku afuri jir ay) haddaysan jirinna wuxuu kabban jiray kabbashooyinbiyo ah)

AxkaamtaSoonka 28 Jaabir (r.c) wuxuu yiri rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu yiri: (( إن هلل عند كل فطر عتقاء، وذلك في كل ليلة)) (حسن، أخرجه: ابن ماجة) ( Ilaahay waxaa u sugnaaday afur kasta agtiis kuwo laxoreeyo, arin kaana waa habeen kasta dhexdiisa) . Daliilka suxuurta kusoo aroortay wa xaa kamid ah: Anas (r.c) wuxuu yiri: rasuulkii ALLE (s.c.w) wuxuu yiri: (تسحرو فإن في السحور بركة) (متفق عليه). (Suxuurta, barako ayaa sux uurta ku dhex sugane ). Camar binu caas (r.c) waxaa laga warinayaa in uu rasuulkii ALLE (s.c.w) yiri: ( فصل ما بين صيامنا وصيام أهل الكتاب أكلة السحور) (صحيح، أخرجه: مسلم، وأبو داود، والترمذي، والنسائي) ( Kala saaridda u dhexeysa soonkanaga iyo soonka ehlu kitaabka (yuhuudda iyo nasaar ada) waa cunidda suxuurta ) .

Walaalayaal sida suxuurta ay sunno bara keysan utahay, waxaa sidoo kale sunna ah in suxuurta dib loo dhigo oo lugu dhaweeyo salaadda su bax, waana sida sunada ah ee nabigeenii (s.c.w) uu samayn jirey. عن أنس بن مالك عن زيد بن ثابت(رضي الله عنهما) قال: تسحرنا مع رسول الله (صلى الله عليه وسلم) ثم قام إلى الصلاة. قال أنس قلت لزيد: كم كان بين الآذان والسحور؟ قال:قدر خمسين آية. (متفق عليه) Anas binu malik wuxuu zayd binu thabit (r.c) ka warinayaa inuu yiri: ( Waxaan la suxuuranay rasuulkii Alle (s.c.w) kadibna wuxuu u kacay xagga sal aadda, anas wuxuu yiri: zayd waxaan ku idhi: imisay ahayd aadaanka iyo suxuurta inta u dhexeysay? Wuxuu yiri: konton (50) aayadood wax la eg. (macnah: konton aayadood wakhtiga lugu akhrin karo) ) .

AxkaamtaSoonka29 Waxaa sidoo kale ajir aad uweyn helay, ruxii afursiiya ruux sooman, wuxuu ruxaasi helayaa ajirka ruuxii uu afursiiyay oo kale, midkoodna ajirkiisii laga dhimi maayo, run ahaantii waa arin mu dan in loo tar-tamo lagana faa’iidaysto. Zayd binu Khalid al-juhani (r.c) wu xuu yiri: rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu yiri: ( من فطر صائما كان له مثل أجوره، غير أنه لا ينقص من أجور الصائم شيئا) (صحيح، أخرجة: الترمذي، وأبوداود) ( Ruuxii afursiiya ruux sooman waxaa u sugnaan (uu helayaa),aj irkiisa oo kale, iyadoon waxba laga dhimaynin ajiryada ruuxii soomanaa ).

Wax ya abaha sunada ah ee mudan inlaga faaiideysto bisha ramada an waxaa ka mid ah: akhrinta qur’aanka iyo in la isladaraaseeyo, habeen kii na lugu tuk ado, waxaa arintan inugu boorinaya xadiiska Ibnu cabaas iyo kuwa kale ee lamidka ah: عن ابن عباس (رضي الله عنهما) قال: ( كان رسول الله (صلى الله عليه وسلم) أجود الناس، وكان أجود ما يكون في رمضان حين يلقاه جبريل، وكان جبريل يلقاه في كل ليلة من رمضان فيدارسه القرآن...) ( Ibnu cabaas (r.c) wuxuu yiri: rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu ahaa dadka midka u gu deeqda badan, marka uu ugu deeq badan yahayna waxay aheyd ra madaanka dhexdiisa xilliga uu jibriil (c.s) la kulmayo, jibriilna wuxuu lak ulmi jirey habeenkasta oo ramadaanka kamid ah, wuxuuna la daraas eyn jirey quraanka…). Rasuulka (s.c.w) waxaa laga warinayaa inuu yiri: (من قام رمضان إيمانا واحتسابا غفر له ما تقدم من ذنبه) (متفق عليه) ( Ruuxii istaaga ramadaan (habeenkii tukada) rumaysnaan iyo ajir xisaabsasho, waa loo dhaafi wixii hormaray (wixii horreeyey) oo danbigiisa ah ). Waxaa sunna ah in toban ka danbe ee ramadaanka la kordhiyo dadaalkii iyo ciba adadii lasoo hay ay waana sidii uu rasuulka samaynjiray عن عائشة (رضي الله عنها) قالت: (كان رسول الله (صلى الله عليه وسلم) يجتهد في العشر الأواخر ما لا يجتهد في غيرها) (صحيح، أخرجه: مسلم، والترمذي، وابن ماجة)

AxkaamtaSoonka29

Waxaa sidoo kale ajir aad uweyn helay, ruxii afursiiya ruux sooman, wuxuu ruxaasi helayaa ajirka ruuxii uu afursiiyay oo kale, midkoodna ajir kiisii laga dhimi maayo, run ahaantii waa arin mudan in loo tar-tamo lag ana faa’iidaysto. Zayd binu Khalid al-juhani (r.c) wuxuu yiri: rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu yiri: ( من فطر صائما كان له مثل أجوره، غير أنه لا ينقص من أجور الصائم شيئا) (صحيح، أخرجة: الترمذي، وأبوداود ) ( Ruuxii afursiiya ruux soo man waxaa u sugnaan (uu helayaa), ajirkiisa oo kale, iyadoon waxba la ga dhimaynin ajiryada ruuxii soomanaa ). Wax yaabaha sunada ah ee mudan inlaga faaiideysto bisha ramadaan waxaa kamid ah: akhrinta qur ’aanka iyo in la isladaraaseeyo, habeenkiina lugu tukado, waxaa arintan inugu boorinaya xadiiska Ibnu cabaas iyo kuwa kale ee lamidka ah: عن ابن عباس (رضي الله عنهما) قال: ( كان رسول الله (صلى الله عليه وسلم) أجود الناس، وكان أجود ما يكون في رمضان حين يلقاه جبريل، وكان جبريل يلقاه في كل ليلة من رمضان فيدارسه القرآن...) ( Ibnu cabaas (r.c) wuxuu yiri: rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu ahaa dadka midka ugu deeqda badan, marka uu ugu deeq badan yahayna waxay aheyd ramadaanka dhexdiisa xilliga uu jibriil (c.s) la kulmayo, jibriilna wuxuu lakulmi jirey habeenkasta oo ramadaanka kamid ah, wuxuuna la daraaseyn jirey quraanka…).

Rasuulka (s.c.w) wax aa laga warinayaa inuu yiri: (من قام رمضان إيمانا واحتسابا غفر له ما تقدم من ذنبه) (متفق عليه) ( Ruuxii istaaga ramadaan (habeenkii tukada) rumaysnaan iyo ajir xisaabsasho, waa loo dhaafi wixii hormaray (wixii horreeyey) oo danbigiisa ah ). Waxaa sunna ah in toban ka danbe ee ramadaanka la kordhiyo dadaalkii iyo cibaadadii lasoo hay ay waana sidii uu rasuulka samaynjiray عن عائشة (رضي الله عنها) قالت: (كان رسول الله (صلى الله عليه وسلم) يجتهد في العشر الأواخر ما لا يجتهد في غيرها) (صحيح، أخرجه: مسلم، والترمذي، وابن ماجة)

AxkaamtaSoonka‐31‐

( Agtiina haku afuraan kuwa sooman, cuntadiinana ha cunaan kuwa baariyaalka ah, malaa’igtana ha idiin duceyso). 15. Laylatul qadriga Wa laalayaal habeenkan waa habeen aad iyo aad qaali u ah, kamana qado ruux kheyr oo dhan laga hor istaagay mooyee, waa habeen ka fadli ba dan sideetan iyo saddex sano iyo dhawr bilood cibaadadeed; ALLAAHU AKBAR waa fursad uu Allaah (c.w) inugu galladaystay(ALLAW HANAGA QADININ FADLIGA WEYN EE LAYLATUL QADRIGA, AAMIIN…) Allaah (c.w) wuxuu yiri: ( إنا أنزلنه في ليلة القدر ☼ وما أدراك ما ليلة القدر ☼ ليلة القدر خير من ألف شهر ☼ تنزل الملئكة والروح فيها بإذن ربهم من كل أمر ☼ سلام هي حتى مطلع الفجر ☼) ( سورة: القدر) ( Annagaa soo dajinnay quraanka habeenka laylatul Qadarka ah(sharafta leh) ☼ Mataqaanna laylatul qad arka ☼ Waa habeen ka kheyr badan kun bilood (ookale) ☼ Waxaana soo daga malaa’igta (kale) iyo malaku jibriil habeenkaas idanka eebe dartiisa iyo amarkiis ☼ ). Hooyadeen caisha (r.c) waxay rasuulka (s.c.w) ka wari naysaa inuu yiri: ( تحرو ليلة القدر في الوتر من العشر الأواخر من رمضان) (صحيح، أخرجه: البخاري) ( Ka raadiya laylatul qadriga kisiga (tirada isdheer) ee tobanka danbe ee ramadaanka kamid ah

.….La soco Berri

WAR-GELIN:-

ku socota dhammaan Macaamiisha wargeys ka iyo Akhri satayaashi isa Sharafta leh, wux uu maa mulka wargeyskan ku wargekin ayaa in ay ilaaliyaan Nuqullada wargeyskan oo qeybo ka mid ah fadaa ’isha Bisha Barakeysan ee Ra ma daan Daruus la xir iirta ay ku qoran yihiin iya goo Aayado khumur’aanka Kariim ah Sidaas da raadeed waxaa uu maamulka le eyahay walaa yalaal xafida Alle ha idin xafidee kana ilaali mee laha aan ku haboo neyn ee wasaqey san in aad dhigtaan ama aad ku tuurtaan Wa rgeyska an.

Qaasatan Inta La gu Jiro Maalmaha Bisha Ram ad aan waxaan mar labaad kaa codsaney naa inaad ka dhowrto kana ilaaliso meelaha warg elinta lagu muu jiyey

Mahadsanidiin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip