
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 4-TA ABRIIL 2023-KA
Fallanqeyn: Ergada gaarka ah ee madaxweyne Xasan
Ergada gaarka ah ee madaxweynaha Soo maaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kor dhayay bilihii u dambeeyay, tan iyo dib u doo rashadiisii 15-ka May 2022-ka.
Madaxweynaha ayaa wax ka yar sanad magacaabay 4 Ergo, kuwaasi oo markii ugu hor eysay ay ka soo dhex muuqdeen madaxweyna yaal soo maray dowlad-goboleedyada qaar iyo hoggaanka xisbiyada mucaaradka qaarkood.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sagaal maa lmood kadib doorashadiisi madaxweynaha wa xa uu 24 May, 2022 u magacaabay Cabdiraxma an Cabdishakuur Warsame, Ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha Soomaaliya
Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa 14-kii Au gust 2022-ka wuxuu umagacaabay Ergayga u qaabilsan Dallada Bulshada Bariga Afrika, isa ga oo madaxweynaha uu dardar-gelinayo qor shaha kamid noqoshada dalladaasi.
Xasan Sheekh ayaa maalin kahor waxa uu madaxweynihii hore ee HirShabelle Maxamed Cabdi Waare u magacaabay Ergayga gaarka nah ah ee u qaabilsan xasillinta iyo ilaalinta arri maha rayidka ee goobaha dagaallada.
Isla Dorraad waxa uu madaxweynaha Soomaali ya Xasan Sheekh Maxamuud uu Ergeyga arrim aha Somaliland u magacaabay madaxweynihii hore ee dowlad-goboleedka Galmudug Cabdi kariim Xuseen Guuleed.
Guuleed ayaa noqonaya masuulkii labaad ee isla Dorraad uu xil u magacaabo Madaxweyne Xa san Sheekh. Waana laba nin oo miisaan siyaas adeed oo culus ku leh Soomaaliya, aadna xog ogaal ugu ah arrimaha loo xil-saaray iyo guud ahaan xaaladda dalka.
Si kastaba, Magacaabista Dorraad ee Cabdi kariin Xuseen Guuleed iyo Maxamed Cabdi Wa are ayaa kusoo beegmaysa xilli ay soo dho wda hay sanad-guuradii koowaad ee markii la doo tay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
RW Xamse oo guddoomiyay Shir looga hadlayay Amniga dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fed eraalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud ee dalka, la-dagaalanka Al-Shabaab , shuruucda horute binta u leh amniga iyo qaadista cunaqabteynta hubka ee saaran Soomaaliya Shirka ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira howlgallada socda ee lagu xasillinayo amniga guud ee dalka iyo wajiga labaad ee howlgallada ka dhanka ah iyo qorshaha qaran ee ka hortaga fikirka xagj irka ah oo ahmiyad gaar ah u leh dalka, si loo helo bulsho amni iyo nabad ku wada nool.
Shirka ayaa lagu ansixiyay magaca iyo waa jibaadka Xarunta Qaran ee la dagaallanka Fik irka Xagjirka ah ee WAANO, taas oo hoos tage ysa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS.
Maxay ka wada hadleen RW Xame & Erg ayga Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Somaliland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaa lka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Ma daxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arrim aha Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed.
Labada mas’uul ayaa waxaa ayka wada ha dleen sida loo sii ambaqaadi lahaa wadaha dal lada Dowladda Federaalka iyo Somaliland.
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa ku boorriyay Erg eyga inuu ka shaqeeyo xaqiijinta qorshaha Xu kuumadda ee Soomaali Heshiis ah, kaas oo salka ku haya xal u helidda iyo adkeynta midn imada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Ergayga inuu xoogga saaro ka miro dhalinta hadafka Dowladda Federaalka ee ku qotoma in tabasho kasta oo jirta lagu wajaho wadahadal iyo isu garaabid.
Duqa Muqdisho iyo Saraakiil kormeeray Isbitaalka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo dib-u-dhis lagusameeyay
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xus een Jimcaale (Madaale) oo uu weliyo Tali ye Kuxigeenka Ciidanka Xoogga dalka Sooma aliyeed, Sarreeye Guuto Cabaas Amiin Cali iyo Guddiga Bangiyada Soomaaliyeed ayaa kor meer ku sameeyay qeybta Saalada Isbita alka Xooga dalka Soomaaliyeed oo dib-u-dhis lagu sameeyay taasi oo ay maalgeliyeen Gudd iga Bankiyada Soomaaliyeed.
Dib-u-dhiskaan ayaa yimid kadib markii Gud doomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Mag aalada Muqdisho uu ka codsaday Guddiga Ban giyada Soomaaliyeed in ay gacan ka geystaan dib-u-dhiska Isbitaalka xooga, Waxa uuna Duqa Muqdisho kaga mahadceliyay guddiga bangiy ada jawaabta ee ka bixiyeen codsigaasi oo su uragal ka dhigay in Shalay Taliska Ciidanka Xo oga dalka lagu wareejiyo Qeybta Saalada ee Is bitaalka xooga dalka oo dib-u-dhis balaaran la gu sameeyay.
Maamulka G/Banaadir oo sheegay inay talla abo ka qaadayaan Ciidamada Shacabka dilaya
Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaas adda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Yabo oh ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaa dir iyo laamaha Amniga ay isku raaceen in laga hortago oo tallaabo laga qaado Ciidamada dad ka kudilaya Magaalada.
Waxaa uu sheegay in Ciida mada dareeska kala duwan wa ta ee Dadka Shacabka ah dil aya ay siwadajir ah uga hortag doonaan, isla mark aana sidoo kale la isku raa cay in lala dagaala mo, Al-Shabaab iyo kuwa isticmaala waxyaab aha maanka dooriya.
Sidoo kale Guddoomiye kuxigeenka Amn iga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxam ed Axmed Yabooh wuxuu sheegay in maandoor iyaha uu qeyb ka yahay amni darrada ka jirta Magaalada muqdisho, isaga oo sicad u sheeg ay inay tallaabo ka qaadi doonaan dadka ka Ga nacsada iyo kuwa isticmaala intabadan.
Hadalka Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed A xmed Yabooh ayaa kusoo aadaya xilli maalmihii la soo dhaafay laamaha Amniga ay Muqdisho ka wadeen howlgallo ka dhan ah Maandooriya ha, sidoo kalena gacanta lagu dhigay Ciidamo dad Shacab ah kudilay Magaalada Muqdisho.
Dowladaha Somaliya iyo Cuba oo dib u soo celinaya xiriirkooda diblomaasiyadeed
Dowladaha Somaliya iyo Cuba ayaa dib u soo celinaya xiriirkooda diblomaasiyadeed, ka dib muddo dheer oo uu go’naa.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, Abshir Cumar Jaam ac (Huruuse) ayaa Shalay war aaqaha aqoonsiga ka guddoo may Safiirka cusub ee Cuba u soo magacawday dalka, Dan jire Juan Manuel Rodríguez.
Wasiirka ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in labada dal ay sii amba-qaadi doonaan xiriirko oda diblomaasiyadeed, ee jiray intii u dhaxeys ay sanadihii 1972 illaa 1977.
"Ka dib markii la aasaasay xiriirkeena dibl omaasiyadeed, intii u dhaxeysay 1972-1977, waxaan soo dhaweynaynaa dib u soo celinta xir iirka diblomaasiyadeed ee Jamhuuriyadda Cuba oo lagu maamulayo iskaashi iyo is ixtiraam.” Ayuu yiri Wasiir Huruuse.
Labada dal ayuu xiriirkooda xumaaday, intii uu socday dagaalkii Somaliya iyo Itoobiya, ka dib markii Cuba ay la soo safatay dhinaca kale.
Danjire Rodríguez ayaa sidoo kale ah Danjiraha Cuba u jooga dalka Kenya.
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka oo Nairobi uga qaybgalay meertada 3-aad ee garsoorka Afrika
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee JFS mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa Shalay ka qeyb-galay meertada 3-aad ee garsoorka iyo cagaarinta Afrika oo ka qabsoomay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.
Shirka oo socon doona mu ddo 3-cisho ah, ayaa waxa daah-furay madaxweynaha Kenya Dr. William Samoei Ruto, waxaana ka soo qeyb-galay guddoomiyaasha maxkamad aha sare iyo guud ahaan garsoorka wadamada qaaradda Afrika.
Shirka ayaa lagu falanqeynayaa xoojinta do orka garsoorka ee xaaladaha isbeddelka Cimi lada, ku dhaqanka shuruucda deegaanka iyo weliba siddii meel looga soo wada jeesan lahaa ka qeyb-qaadashada ilaalinta dhirta iyo deega anka, si loo joojiyo nooc kasta oo wasqow ah, sidoo kalena la xoojiyo cagaarinta guud ahaan qaaradda Afrika.
Madaxdii kala duwanayd ee shirka ka had ashay ayaa aad ugu dheeraaday saamaynta isb eddelka cimilada ee Afrika oo sababay xaalada ha abaaraha ee daba dheeraaday, roob yaraan ta, dikhawga hawada iyo dhibbaatooyin kale.
Waxa kale oo halkaas lagaga hadlay kor u qaadista dhinaca waxbarashada iyo wacyiga la xiriira shuruucda ilaalinta deegaanka iyo weliba hal abuurista siyaasado iyo istaraatijiyado uu ga rsorku kaga qeyb qaadanayo cagaarinta Afrika.
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Xubin katirsan Al-Shabaab oo hub siday
Maxamed Farxan Bashiir Khamiis
ayaa Alshabaab kaga biiray Xamar bishii Li xaad ee 2022, waxaana ku khalqaaliyay saxi ibkiis, waxa uu tababar sadax maalin socday ku soo qaatay degmada Kuntuwaareey waxaana la soo baray isticmaalka Hubka sida AK47, RB G, Bastoolad iyo Bambo F1.
Maxamed Farxaan ayaa taliyihiisii amar ku siiyay in uu ku soo laabto Xamar, ka dibna wax aa lagu xiray haweeney lagu magacaabo Fa a’isa Cali Maxamed waxa ay na u iibisay Mooto Bajaaj ce lis ah oo laga siiyay lacag dhan 2550$, Maxamed ayaa Mudo 5 bilood ah mushaar ahaan u qaadan jiray 80$ bishii.
Maxamed ayaa xaafadda Macaani ee dule edka Muqdisho ka soo qaaday qori Ak47 ah iyo rasaastiisa oo ay u soo dhiibtay haweeneey, waxa uuna ku wareejiyay marwo kale oo joogt ay Suuqa Xoolaha.
Inta ay shaqadaas wadeen ayaa waxaa ka fa kaday hal baalooto oo Saban ah waxaa halkaas ku geeriyooday mid ka mid ah halka midkii ka lan uu ku baxsaday gacanta ciidamada, ciidam ada amniga ayaa gacanta ku soo dhigay Max amed Farxaan oo isna baxsad ahaa Sideed iyo tobankii bishii December 2022.
Baaris dheer kedib Xafiiska Xeer Ilaalinta Ci idamada ayaa codsaday qaadista kiiska Max amed Farxaan, waxaana laga ogolaaday Sag aal iyo tobankii March ee sanadkaan.
Garsoorka Maxkamadda Ciidamada oo wa qti ku filan siisay dhinacyada dacwadda ayaa u gu danbeyn Shalay Go’aan ka soo saaray kiis ka Maxamed Farxaan Bashiir Khamiis, waxa ay na ku xukuntay 15 sano oo xabsi ciidan ah, sida uu warbaahinta u sheegay Garsoore Gaashaa nle Maxamed Cabdi Muumin oo ka tirsan Max kamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qal abka Sida.
Xukunsanaha ayaa haysta Fursad uu ku dalban Karo Rafcaan.
Faah Faahin: Qarax ka dhex-dhacay Kolon yo ay leeyihiin Ciidamada ATMIS
Faah faahinno kala duwan ayaa kasoo bax aya Qarax Shalayeyd ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya,gaar ah aan Isgooyyska KM4, waxaana lahelayaa warar kala duwan oo ku aadd an qaraaxasi.
Qaraxa oo jugtiisa si weyn looga maqlay qay bo ka mid ah Caasim adda, ayaa dhacay Xilli ay waddada marayeen Ciidamada ATMIS, waxaa na ka dhashay kha saare kala duwan, sdia ay ku warramayaan go objoogayaal ka ag-dhawaa hal ka waxka dahceen.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhex dhac ay kolonyo ATMIS ay leedahay oo meesha Mar ayay, mana ahayn sida la sheegay Qaraxa ban ananka kaga yimid ama lala beegsaday.
Mid ka mid ah Gawaarida ATMIS ayuu ka dhex Qaraxay qaraxu, lamana xaqiijin ilaa iyo hadda waxa sababay Qaraxaasi, waxaana Ciid amada ATMIS ay fureen Rasaas, taasi oo waxy eelo kasoo gaartay dad shacab ah.
Ilaa iyo Seddex qof oo shacab ah ayaa la xaqiijiyay inay ku waxyeeloobeen Qaraxaasi, waxaana jira barbur soo garay goobo ganacasi oo ka ag-dhawaa goobta uu Qaraxu ka dhacay.
Cidamada ammaanka ayaa gaaray goobta wax ka dhaceen,waxaaan hakad galay isku socodka guud ee waddada KM4, inkastoo hadda ay xaa laddu caadi kusoo laaabtay
Qarax Nin Caan ah uu ku dhintay oo ka dhac ay dalka Ruushka
Waa Sawirka Vladlen Tatarsky oo qaraxa ku dhintay
Qarax ka dhacay maqaaxi lagu shaaho mag aalada St Petersburg ayaa waxaa ku dhintay Vl adlen Tatarsky oo ahaa nin caan ah oo wax ku qora Online-ka kana tirsanaa militariga Ruush ka, sida ay xaqiijisay wasaaradda arrimaha gu daha ee Ruushka.
Waxaa sidoo kale qaraxa ku dhaawac may ugu yaraan 25 qof. Muuqaalo lagu faafiyay baraha bul shada ayaa muuji naya qara xa iyo dad dhaa wac ah oo maraya wadada. ma kala cad da cidda ka da mbeysay qaraxa.
Vladlen Tatarsky (magaciisa dhabta ah uu yahay Maxim Fomin) wuxuu ahaa nin si weyn u taageerayya dagaalka uu Ruushka ku qaaday Ukraine. Xilliggii uu qaraxa dhacayay, Vladlen Tatar sky wuxuu marti ka ahaa munaasabad ka soco tay maqaaxida. Waxaa jira warar kala duwan oo ka soo baxaya warbaahinta Ruushka oo ku saa bsan qarax. warbaahinta Ruushka oo soo xigan eyso ilo-wareedyo ka tirsan wasaaradda arrima ha gudaha ayaa sheegayaa in taallo yar oo ku ji rtay kartoon oo lagu soo qa riyay bambo haddi yaad ahaan loogu guddoo nsiyay Mr. Vladlen Tatarsky xilli uu ka qeybga layay xafladda.
Muuqaal sidoo kale lagu baahiyay barta Teleg ramka ayaa muujinayay kartoon lagu soo qari yay bambada oo si kaftan ah loogu dhiibayo nin ka hase ahaatee, BBC-da ma xaqiijin karto in waxlahaas uu qaraxa ahaa.
SSC oo war lama filaan ah kasoo saartay magacaabista Cabdikariin GUULEED
Isimada dhaqanka ee SSC ayaa ka hadlay magacaabista Cabdikariin Xuseen Guuleed oo haatan noqday ergeyga arrimaha Somaliland, ka dib markii uu maalin kahor u magacaabay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
SSC ayaa marka hore shaacisay inay soo dha weyneyso magacaabista Cabdikariin Xuseen Guuleed oo horay uga soo shaqeeyay wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland, balse wa xa ay isamadu sheegeen in arrintan aysan qus eyn xiisadda magaalada Laascaanood.
Mid kamid ah ismida dhaqanka ee SSC oo lagu magacaabo Garaad Saleebaan ayaa xus ay in dhankooda aysan wax shaqo ku laheyn wadahadaladaasi, balse ay guul u rajeynayaan.
"Annagu wada-hadaladaas nama quseeya an. Wixii Soomaali weyn ka tahay baynu ka nah ay, waanse jecelnahay in wada hadaladaas ay miro dhalaan oo Soomaali midowdo, iskuna soo noqoto,” ayuu yiri Garaad Saleebaan oo u had lay SSC.
Sido kale wuxuu intaasi ku daray in iyagu ay doonayaan sidii ay uga sii mid ahaan lahaayeen Soomaaliya, si ay dadkooda iyo walaalahooda wax ula qaybsadaan.
"Waxaan u dhimanaynaa oo dhulkeenna loo bur burinayaa inala go’a”, innaguna waxaan leena hay "idinla go’imayno”,” ayuu markale yiri Gar aad Saleebaan.
Dhankiisa waxaa horay magacaabista Ca bdikariin Xusee Guuleed horay usoo dhawee yay madaxweynaha Somaliland, Mudane Muu se Biixi Cabid, isaga oo ku tilmaamay tallaabo wanaagsan oo horay loogu qaaday dhanka wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland.
"Dorraad waatii la magacaabay Ergayga arrinta shirka u qaban-qaabinaya Dowladda Federaal ka, arrintaan waxa aan u aragnaa tallaabo dhan ka wanaagsan loo qaaday, Ninkaas loo maga caabay mid aqoon badan u leh siyaasadda, ana gana waan soo dhaweyneynaa” ayuu yiri mada xweyne Muuse Biixi Cabdi.
Si kastaba, Cabdikariin Guuleed xiligii uu ahaa wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ay si degan oo la rajeynayey in laga mira-dhaliyo ay ku socdeen wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland oo hakaday markii ay xukunka war eejiyeen Xasan Sheekh iyo xulufadiisii xiligaas.
Xogta iyo wararkii u dambeeyay ee ‘khilaaf ka ka dhex qarxay’ Al-Shabaab
Waxaa haatan cirka isku sii shareeraya khil aaf xoogan oo ka dhex qarxay hoggaanka sare ee kooxda Al-Shabaab, kaas oo durbo saam eyntiisa laga dareemay deegaanada ay maam usho kooxda, gaar ahaan gobollada Jubbo oyinka.
Warbixin ay sii deysay warbaahinta dowla dda ayaa si faah-faahsan looga hadlay khilaaf ka u dhexeeyay hoggaamiyeyaasha kooxdan oo laba garab kala noq day.
Khilaafka ayaa sab abay in la xiro tobane eyo ajaaniib ah oo u ba dan Kenyaan, kuwaas oo ka barbar dagaalamayay kooxda Al-Shaba ab, kuna sugnaa deegaanada Jubbaland.
Warbaahinta dowladda ayaa shaaca ka qaa day horjoogaaal iyo dagaalamayaal ajaaniib ah oo la socday kolonyo gaadiid ah oo marayay deegaanka Kabsuuma ay habeenimadii aheyd Khamiista gaari kala tageen koox kale oo uu watay horjooge lagu magacaabo Maxamed Am iin oo u dhow Mahad Karataay oo ka mid ah ho ggaa miyeyaasha sar sare ee kooxda.
Maxamed Amiin ayaa ku magacaaban hor joogaha amniyaadka muhaajiriinta, wuxuuna si doo kale kasoo jeeda magaalada Guriceel, sida warbixinta lagu sheegay.
Ragga ajaaniibta ah ee lasoo qabtay ayaa wa xaa lagu xiray xabsi ku yaalla degmada Jilib ee gobolka Jubbada Hoose, waxayna tani sii huri neysaa khilaafka ka dhex jira Al-Shabaab.
Khilaafkan ayaa daba socda xilka qaadistii la gu sameeyay Salmaan Muhaajir oo mar dambe xabs iga la dhigay, kadibna lagu beddalay nin kale oo lagu macaabo Jacfar Suudaani.
Mahad Karataay iyo kooxdiisa ayaa la she egay inay doonayaan in ay awood dheeraad ah siiyaan ninkan kasoo jeeda Suudaan, si ay uga taqalusa an garabkii Salmaan Muhaajir.
Si kastaba, khilaafka dhanka maamulka ee ka dhex jira Al-Shabaab ayaa marar badan soo noq noqday, wuxuuna sababay in dhowr jeer ay dhex dooda wada dagaalamaan.
Xigasho:Caasimadda.Net
Hay'adaha samafalka oo gargaarka SSC loo marin jiray Somaliland usoo wareejiyay dhinaca Puntland
Hay’addaha Qaramada Midoobay ayaa bila abay in gargaarka gobolada SSC oo horey loo marsiin jiray dhinaca Somaliland ay usoo war eejiyaan dhina ca Punt land.
Arrintaan ayaa loo sab abaynayaa colaadda ka taagan magaala da Laas caanood, iyo iy adoo dadkii ka barakac ay hal ka as ay ba di ku sugan yihiin Garowe iyo degaan ada hoos yimaada gobolka Sool oo ay SSC ka taliso.
Dorraad, hay’adda UNICEF ee Qaramada Mi doobay ayaa saddex gaari oo xa muul ah oo wa day gargaar dawo iyo qalabka nadaafad da geys ay Gar owe, si loo gaarsiiyo xarumaha caa fima adka ee bulshooyinka soo barakacay. Garaada da SSC-Khaatuma ayaa sheegay in ay ogyihiin in mucaawinooyinkii beesha caalam ku ay usoo marsiin jireen dhinaca Somaliland hadda kadib loosoo wareejinayo SSC. Dorraad, guddoomiya ha xisbiga mucaaradka UCID, Feysal Cali War aabe ayaa sheegay in caalamku rumaystay ha dalada dhinacyada ka soo horjeeda oo uu ula jeedo Puntland iyo SSC.
AFAR DHIBAATO OO SOO WAJAHDA QOFKA LUGAHA IS DUL SAARTA MARKA UU FADHIYO
Dhibaatada ka dhalata in qofka uu lugaha is dul saartoDhibaatada ka dhalata in qofka uu lu gaha is dul saarto Saacad ka hor Si raaxo leh ma u fadhiisataa? waa inaad la socotaa dhaq dhaqaaqa lugahaaga, hadda ma tahay qof luga ha is korsaato marka aad fadhido?
Boqolkiiba 62 dadka lugaha ayay is dul saar taan halka boqolkiiba 26 iyo 12 ay siyaabo ka duwan kan ay fadhiistaan.
Su'aasha la is weydin kara ayaa ah, saame yn noocee ah ayay arrintan ku yeelan kartaa caafimaadka qofka.
Darasaado horudhac ah waxay muujinayaan in qofka lugaha is dul saarto ay dhibaato dhan ka miskaha ku timaaddo waxaa kala dheeran karaa lugaha qofka marka uu socdo.
Haddaba in qofka marka uu fadhiyo lugaha uu is dul saarto waxaa ku dhacaa ilaa afar dhib aato.
Fadhiga noocan wuxuu saameyn ku yeeshaa qulqul ka dhiigga XIGA SHADA SAWIRKA, GETTY IMAGES Qoraalka sawi r ka,Fadhiga noocan wuxuu saameyn ku yeeshaa qulqul ka dhiigga
Wuxuu saameyn ku yeeshaa qulqulka dhiigga
Qaabka fadhiga noocan ah wuxuu samaeyn ku yeeshaa qulqulka dhiigga ee jirka, wuxuu hoos u dhigaa qulqulka taasoo ko rdhin karta halista xinjirow ga dhiigga.
Cadaadiska dhiigga oo sare u kacay Run ah aantii, in qaabkan loo fadhiisto wa xay keeni kar taa kororka cadaadiska dhiigga qofka sababtoo ah dhiigga wuxuu isugu uruuraa xiddidada, wa xay arrintaas horseedaa in wad naha uu u shaq eyn waayo sidii la rabay, marka uu qofka fadh iyo si isugu dheelitirmo qulqulka dhiiggaa waa in qofka uu lugahiisa dhigtaa dhulka.
Dhibaato dhanka laf-dhabarta
Fadhiga noocan ah wuxuu saa meeyaa laf-dha barta qofka Qo raalka sawirka ,Fadhiga noocan ah wuxuu saameeyaa laf-dhab arta qofka
Intaa waxaa sii dheer in fadhig an noocan uu saameyn ku yeesho qaab dhism eedka jirka, wu xuu isdaba mariyaan laf-dhabar ta iyo lafaha garbaha qofka. Qofka lugaha is dul saarta halis ta kale ee uu la kulmi karo waxaa kamid ah in is daba mar uu ku yimaado madaxa maadama ay wax ka khald ameen lafaha qoorta, laf-dhabarta ,waxay dhib aato ku imaaneysa isku dheelitirna ata jirka sid oo kale waxaa meesha ka baxaya in qofka si wanaagsan uu u socdo.
Fadhigan noocan ah wuxuu saameyn karaa qoorta, sababtoo ah dhinac ka mid ah jirka ayaa ka daciifsan kan ka le.
Isku dheeli tirn aan la'aanta ayaa inta b adan lagu ar kaa murqaha miska ha iyo dhabarka hoo se taas oo ay sab ab u ta hay habacsanaanta, iyo cadaadiska ka dhashay in la is dul saarto lu gaha.
In qofka muddo dheer lugaha is dul saarto w axaa ka dhashaa xanuunno ku yimaado laf-dha barta iyo jirka kale.
Fadhigan noocan ah wuxuu sidoo kale kee naa xannuun joogto ah oo la yiraahdo 'trochan teric pain syndrome' kaasoo ku dhaca simaha iyo bowdada.Fadhigan noocan ah wuxuu same eyaa tayada shahwada.
Waxaa jira cadaymo muujinaya in lugaha oo la is dul saarto marka la fadhiyo ay saameyn ku yeelan karto wax soo saarka shahwada qof. Ta ni waxay sare u qaaddaa heerkulka xininyaha ragga oo ay ku kordhiso ilaa 3.5°C oo la rabo in heerkulka uu ahaado 2°C ilaa 6°C.
Cilmibaarista waxay soo jeedinaysaa in koror ka heerkulka xiniinyaha ay badanaa hoos u dhi gto xaddiga shahwada iyo tayadaba.
Waa iska caadi in dumarka ay lugaha is dul saartaan marka ay fadhiistaan maadama ka mis ko weyn yihiin ragga.
Si kastaba , Daraasad la sameeyay 2016-kii, waxay muujineysaa in fadhigan noocan uu ca awiyo dadka naafada ah ee leh hal lug , wuxuu ka caawiyaa isku dheelitirnaanta miskaha iyo jir ka kale, wuxuu sidoo kale yareeyaa dhaqdhaq aaqa murqaha jirka qaarkii. XIGASHO:-BBC
50 SANO OO KA SOO WAREEGATAY WICITAANKII UGU HOREEYAY EE TALEEF ANKA GACANTA.
Waxaa wicitankii ugu horeeyay sameeyay Martin Scooper, 1973-dii. BBCCopyright: BBC
Waxaa wicitankii ugu horeeyay sameeyay Mar tin Scooper, 1973-dii.Image caption: Waxaa wic itankii ugu horeeyay sameeyay Martin Scooper, 1973-dii.
Shalay waxay ku beegantahay 50 sano guur adii ka soo wareegtay wicitaankii ugu horeeyay ee taleefanka gacanta oo la sameeyo.
Waxaa wicitaankii ugu horeeyay sameeyay, Martin Cooper, 3-dii bisha April 1973-dii.
Markii ay wicitaankaasi ka soo wareegtay muddo11 sano, Motorolla ayaa waxay soo saar tay taleefanka nooca Motorola Dynatec 8000X, sanadkii 1984-tii.
Motorola oo ah taleefankii ugu horeeyay ee la soo saaro ayaa culeyskiisa ahaa 790 garam, wuxuuna ku shaqeynayay wicitaan oo keliya.
. XIGASHO:-BBC
WAA KUMA ERGEYGA UU MAGACAABAY MADAXWEYNE XASAN SHEEKH EE AY KA HADLEEN PUNTLAND IYO SOMALILAND?
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Cabdikariim Xuseen Guuleed usoo magacaabay ergeyga gaarka ah ee qaabilsan wadahadallada Sooma aliya iyo Somaliland.
War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay wadahadal iyo talo wadaag ku saabsan xal u helidda tabashooyinka ay qabaan Somal iland si loo xaqiijiyo midnimada sha cabka Soomaaliyeed.
"Cabdikariim Xuseen guuleed ayaa khibrad wanaagsan u leh arrimaha dib u heshiisiinta, xallinta khilaafaadka iyo marxaladihii kala duwanaa oo ay soo mareen wadahadallada Dowlad Federaalka Soomaaliya iyo Soma liland”. Ayaa lagu yiri war saxaafadeedka kasoo baxay Soomaaliya.
Magacaabista ergeyga cusub waxaa ka fal celiyay mas'uuliyiinta Somaliland iyo Puntland labadaba.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaan ida ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ku tilmaamay soo magacaa bidda ergeygan tallaabo wanaagsan.
"Waxaan u aragnaa tallaabo dhinaca wanaagsan loo qaaday, ninkaa loo magacaabay waa nin aqoon badan u leh siyaasadda gobolka, anagu waan soo dhaweyneynaa in loo wadahadlo Soomaaliya iyo Somaliland”.
Madaxweynaha Somaliland oo xaley ka hadlayay kulan af-fur ahaa ayaa ugu baaqay dhinaca Laascaanood in haddii ay doonayaan midnimada So omaaliya waa inay usoo maraan wadahadallada Soomaaliya iyo Soma liland.
" Haddii midnimada Soomaaliyeed iyagu ogol yihiin dadkaa dagaal wa da oo Somaliland gooni isu taageeda diidan yihiin. waxaa jiraa wahadallo u dhexeeyo Soomaliya iyo Somaliland oo caalami ah oo soo taxnaa soo ma aheyn arrinka siyaasiga nagala hadlaan oo magaalada naga guban, dadkana inaga laaynin dhibaatana noo geysan” ayuu yiri Muuse Biixi.
Puntland maxay ka tiri magacaabista Cabdikariim Guuleed?
Wasiirka Warfaafinta ee dowlad goboleedka Puntland Maxamuud Ca ydiid Dirir oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka fal celiyay magacaabista ergey ga cus ub ee Soomaaliya u qaabilsan wadaxaajoodyada Soomaaliya iyo Somaliland.
Waxa uu jeediyay hadal u muuqday inuu dhaliilsan yahay tallaabada uu madaxweynaha qaaday.
"Arrin waqooyi la yiraahdo ma jirto mudane Xasan Sheekh Maxamuud, fahamku yuusan kaa xumaanin, dhulku deegaanno ayuu kala leeyahay, qabaa’il buu kala leeyahay, xuduudo ayuu kala leeyahay,"
Maxamuud Caydiid Dirir
XIGASHADA SAWIRKA,MAXAMUUD CAYDIID DIRIR
Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in deegaannada "dowlad mideysa ay ugu dambeysay dowladdii lixdankii dhalatay, taasoo burburtay 1991-kii"
Wasiirka Warfaafinta ee Puntland ayaa madaxweyna ha Soomaaliya ugu baaqay in uu ergay arrimaha bani’aa dannimada ah usoo magacaabo deegaannada.
Hadda waa kuma Cabdikariim guuleed?
Cabdikariim Xuseen Guuleed wuxuu ku dhashay magaalada Beledweyne sanadkii 1966.
Wuxuu kasoo qalinjebiyay jaamacadda seyniska iyo teknooloojiyadda ee Yeme, wuxuu ku takhasusay cilmiga maamulka.
Wuxuu xilal kala duwan kasoo qabtay dowladda Soomaaliya, sanadkii 20 12 ilaa 2014-kii wuxuu ahaa wasiirka arrimaha gudaha xilliggii dowlad dii Xasan Sheekh Maxamuud.
Bishii May 2014-kii ayuu xilka wasiirka amniga iska casilay kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaaday dhismaha Baarlamaanka Soo maaliya ee magaalada Muqdisho iyadoo xildhibaanada ay ku jireen fadhi gii caadiga ahaa.
Codeyn 4-tii bishii July 2015-kii ka dhacday degmada Cadaado ayaa Cabdikariim Xuseen Guuleed loogu doortay inuu madaxweyne ka noqdo maamulkii cusbaa ee Galmdug, wuxuu ka guuleystayAxmed Macalin Fiqi oo ahaa musharaxii kula tartamayay wareegii ugu dambeeyay ee doora shada. Cabdikariim Guuleed wuxuu sanadkii 2017-kii iska casilay xilka madaxweynaha maamulka Galmudug sababa la xiriira caafimaadkiisa, ka dib waxaa madaxweyne loo doortay Axmed Ducaale Geelle XaafWaa nin aqoon u leh arrimaha dib u heshiisiinta, xallinta khilaafaadka gaar ahaan heerarkii kala duwanaa ay soo mareen wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland.
Cabdi Kariin Xuseen Guuleed wuxuu kamid ahaa siyaasiyiinta xisbiga Sahan, wuxuuna ka tirsanaa siyaasiyiintii u tartameysay doorahsadii ugu dambeysay ee madaxweynaha.
Halkey ka soo billowdeen wadahadallada?
Shirkii London ee 2012 ayaa lagu go'aamiyay in la billaabo wadahallada Dowladda Somaaliya iyo Somaliland
XIGASHADA SAWIRKA,AFP
Qoraalka sawirka,
Shirkii London ee 2012 ayaa lagu go'aamiyay in la billaabo wadahallada Dowladda Somaaliya iyo Somaliland
Fikrika ah in ay wada hadlaan Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland wuxuu markii ugu horeysey ka soo billowday shirkii caalamiga ah ee Soomaaliya loogu qabtay magaalada London, sannadkii 2012-kii. Mid ka mid ah qodobadii shirkaasi ka soo baxay waxa uu dhigayay in "beesha caalamka ay taageerto ahmiyadda ay leedahay in wadahadalo ay dhexmaraan" Somaliland iyo Dowladd Federaalka ee Soomaaliya.
Dhawr bilood ka dib shirkaasi waxaa isla magaalada London ka qabsoomey shirkii ugu horeeyey ee fool ka fool ay isu soo horfadhiistaan labada dhinac, wuxuuna shirkaasi dhacay 20-kii bishii June, 2012-kii.
Si loo dardargeliyo dadaallada wadahadallada Somaliland waxay meelmarisay qaraar u oggolaanayay inay wadahadal toos ah la gasho dowladda Soomaaliya. Waxaana tan iyo xilligaas dhacay ilaa lix shir oo looga arrisanayay arrimahan.
Dhowr bilood uun ka dib shirkii Soomaalida ee London, waxaa bilowday wadahadallo la xiriira - midnimo ama madaxbannaani. Waxaana ka mid ahaa midkii dhacay Bishii Juun, 2012-kii.
Ujeedada shirkaas, oo ay martigelisay dowladda UK, wuxuu ahaa in waddada loogu xaaro waxa xaajoodka la xiriiray qodabadii ay labada dhinac ka wada hadli lahaayeen.Wakiiladii ka socday Somaliland ayaa markaasi ka carooday in shirka lagu soo daray masuuliyiin ka socday dowladda Puntland.XIGASHO:-BBC
QM OO KU BAAQDAY $70 MILYAN OO LAGU CAAWI YO MALAWI, OO AY DUUFAAN XOOGGANI KU DHUFATAY.
QM oo ku baaqday $70 milyan oo lagu caaw iyo Malawi, oo ay duuf aan xooggani ku dhuf atay. Qaramada Midoobay iyo hay’ada kale ee sa mafalka ayaa ku baaqay in lacag gaadhaysa $70.6 milyan lagu caawiyo dalka Malawi, gaar ahaan, dadka ay saamaysay duufaantii dalkaas ku dhufatay. Duufaanta Freddy, oo sidoo kale ku dhufatay dalalka Mozam bique iyo Madagas car, ayaa dalka Malawi ku dishay boqollaal qof, halka ay barakaceen in ka badan 650,000 oo qof oo ku noolaa koonfurta dalkaas.
Q/Midoobay ayaa sheegtay in lacagtan loo isticmaali doono hoy, nafaqo, caafimaad, biyo iyo daryeel bulshada ku nool goobaha ay duufa antu sida xooggan ugu dhufatay. Lacagtan lagu baaqay ayaa ka sar raysay $45.3 milyan oo hore ay ugu baaqeen hay’adaha samafalku si loo ga jawaabo daacuunkii dillacay, waxaana haatan ti rada qaadhaanka
guud uu gaadhayaa illaa$ 115.9 milyan. WQ: Lameck Masina
DARUUSTA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN {AXKAAMTA-SOONKA}
AxkaamtaSoonka‐25‐
(Saddex xaggooda qalinka waa lag koryee lay: ru uxa jiifa illaa uu soo tooso, iyo ilmaha yar illaa uu qaa ngaadho iyo midka waalan illaa uu wax garto (miyirs ado) Ø Jabiyaha sagaalaad ee soonka waa: Ruuxii sooma naa oo si ula kac ah u niyooda inuu afuro wax aana u daliil ah xadi iska caanka ah ee cumar binul khadaab (r.c) uu warinayo: (إنما الأعمال بالنيات وإنما لكل امرئ ما نوى...) (متفق عليه) ( Acmaasha (waxay un ku ansaxdaa ama ku dhamaystirantaa) niyo oyinka, ruux walbana wuxuu niyooday un baa u sugnaa day).
Haddaba ruuxii niyooda inuu afuro soonkiisa wuu jabayaa. Waxyaal aha aan dhibka lahayn soonka dhe xdiisa waxaa kamid ah: in la caday do (rumaydo) nis ka danbe ee maalinnimada ra madaanka, iyo sidoo kale in la qabaysto iyo in la isticmaalo cadar iyo barf uun . 11. Arkaanta Soonka Arkaanta soonka (tiirasha uu soonka ku taaganayahay) waa laba tiir oo kala ah:
1. In laniyoodo soonka.
2. In laga joogsado waxyaabaha ruuxa sooman ka afuriya.
1. Rukniga Koobaad Ee Soonka Waa: In laniyo odo soonka, maxaayee lay camalkasta niyada ayuu ku dhisanyahay, camal aan la niyoonina ma asaxayo ama waa naaqis, meesha wax laga niyoodana waa Qalbiga, loomana baahno in niy ada afka lagaga hadlo.
AxkaamtaSoonka‐26‐
Niyada waxaa udaliil ah xadiiskii cumar (r.c): (إنما الأعمال بالنيات وإنما لكل امرئ ما نوى...) (متفق عليه) ( Acmaasha (waxay un ku asaxdaa ama ku dhamaystirantaa) niyooyinka, ruux walbana wuxuu niyooday un baa u sugnaaday).
Hadaba soonka waajibka ah xilliga laniyoon ka ro waa Laga bilaabo wak htiga salaadda maqrib illaa wa khtiga salaadda subax. Ruuxii aan niy oo nin habeeni mada soonka bisha ramadaan soon uma jiro maalin taa, uma na banaana inuu wax cuno ama cabbo, ee wuu af haysanayaa waana in uu soo qalleeyo soonkii niyad la’aanta uu so omay, waana waajib in hab een ka niyada labar iiyo.
Haddii aad suxuurato adigoo doonaya inaad barri soonto niyadii way kuu dhantahay, suxuur ta aad u soo kacday adigoo soon doonaya wax ay ka turju maysaa niyadii soonka.
Waakan xadiiska nabiga (s.c.w) oo inoo cad day naya waajibn imadka in la niyoodo soonka waabariga kahor: Xafsah (oo ka mid ah hoyoyin ka mu’miniinta) waxay nabiga (s.c.w) ka warinay saa inuu yiri: (من لم يجمع الصيام قبل الفجر فلا صيام له) (صحيح، أخرجه: الخمسة، واللفظ للترمذي) 1.(Ruuxii aan kulminin (a an niyoonin) soonka waabariga kahor, soon um ajiro). 2.Rukniga Labaad Ee Soonka Waa: In laga jo ogsado (la iska ilaaliyo) waxyaabaha soonka ja biya, ee aan horay usoo sheegnay.
AxkaamtaSoonka‐27‐
12. Waxyaabaha Sunada Ah Soonka Dhexdii sa Sunooyinka soonka aad ayey ufara badan yihiin waxaana kamid ah: ü In afurka la dadaji yo. ü In timir lugu afuro.üIn la suxuurto suxuur tana dib loo dhigo.üQuraanka oo akhrintiisa la badiyo. ü Sadaqada oo lu gu dadaalo. ü In dad ka soom an la afursiiyo. ü Habe enkii oo latukado taraawiixda ama tahajudka. ü Ma saajidka oo lu gu nagaado (ictikaafka) i.w.m. Daliilka afurka iyo timirta waa: Sahal binu saciid waxaa laga warinayaa: inuu rasuulka (s.c.w) yiri: ( لا يزال الناس بخير ما عجلو الفطر) (متفق عليه). (Dadka kheyr kama suul ayaan (kama dhamaanayaan) intay afurka dad ajinayaan). Cumar binul kha dhaab (r.c) wuxuu yiri: rasuulka (s.c.w) wuxuu yiri: (إذا أقبل اليل من هاهنا وأدبر النهار من هاهنا وغربت فقد أفطر الصائم) (متفق عليه) الشمس (Marka uu habeenka kasoo qaabilo xaggaa (dhi naca ay qorraxda kasoo baxdo) maalintana ay u daba jeediso xaggaa (dhinaca ay qorraxda u dha cdo) qorraxdana ay dhacdo, dhab ahaan wuu afuray ruuxii soomanaa). عن أنس رضي الله عنه قال: ( كان رسول الله (صلى الله عليه وسلم) يفطر على رطبات قبل أن يصلي، فإن لم تكن رطبات فعلى تمرات، فإن لم تكن حسا حسوات من الماء) (حسن، أخرجه: أبوداود، والترمذي) ( Anas (r.c) waxaa laga warinayaa inuu yiri: Rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu ahaan jiray mid ku afura xabado rodhob ah (waa nooc timirta kamid ah) intuuna tukanin ka hor, haddaysan rodhob yaalo jirinna xabado ti mir ah (ay uu ku afuri jiray) haddaysan jirinna wuxuu kabban jiray kabbashooyinbiyo ah)
AxkaamtaSoonka ‐28‐ Jaabir (r.c) wuxuu yiri rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu yiri: (( إن هلل عند كل فطر عتقاء، وذلك في كل ليلة)) (حسن، أخرجه: ابن ماجة) ( Ilaahay waxaa u sugnaaday afur kasta agtiis kuwo laxoreeyo, arin kaana waa habeen kasta dhexdiisa) . Daliilka suxuurta kusoo aroortay waxaa kamid ah: Anas (r.c) wuxuu yiri: rasuulkii ALLE (s.c.w) wuxuu yiri: (تسحرو فإن في السحور بركة) (متفق عليه). (Suxuurta, barako ayaa sux uurta ku dhex sugane ). Camar binu caas (r.c) waxaa laga warinayaa in uu rasuulkii ALLE (s.c.w) yiri: ( فصل ما بين صيامنا وصيام أهل الكتاب أكلة السحور) (صحيح، أخرجه: مسلم، وأبو داود، والترمذي، والنسائي) ( Kala saaridda u dhexeysa soonkanaga iyo soonka ehlu kitaabka (yuhuudda iyo nasaar ada) waa cunidda suxuurta ) . Walaalayaal sida suxuurta ay sunno bara keysan utahay, waxaa sidoo kale sunna ah in suxuurta dib loo dhigo oo lugu dhaweeyo salaadda subax, waana sida sunada ah ee nabigeenii (s.c.w) uu samayn jirey. عن أنس بن مالك عن زيد بن ثابت(رضي الله عنهما) قال: تسحرنا مع رسول الله (صلى الله عليه وسلم) ثم قام إلى الصلاة. قال أنس قلت لزيد: كم كان بين الآذان والسحور؟ قال:قدر خمسين آية. (متفق عليه) Anas binu malik wuxuu zayd binu thabit (r.c) ka warinayaa inuu yiri: ( Waxaan la suxuuranay rasuulkii Alle (s.c.w) kadibna wuxuu u kacay xagga sal aadda, anas wuxuu yiri: zayd waxaan ku idhi: imisay ahayd aadaanka iyo suxuurta inta u dhexeysay? Wuxuu yiri: konton (50) aayadood wax la eg. (macnah: konton aayadood wakhtiga lugu akhrin karo) ) .
AxkaamtaSoonka‐29‐ Waxaa sidoo kale ajir aad uweyn helay, ruxii afursiiya ruux sooman, wuxuu ruxaasi helayaa ajirka ruuxii uu afursiiyay oo kale, midkoodna ajirkiisii laga dhimi maayo, run ahaantii waa arin mu dan in loo tar-tamo lagana faa’iidaysto. Zayd binu Khalid al-juhani (r.c) wux uu yiri: rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu yiri: ( من فطر صائما كان له مثل أجوره، غير أنه لا ينقص من أجور الصائم شيئا) (صحيح، أخرجة: الترمذي، وأبوداود) ( Ruuxii afursiiya ruux sooman waxaa u sugnaan (uu helayaa),aj irkiisa oo kale, iyadoon waxba laga dhimaynin ajiryada ruuxii soomanaa ). Wax yaabaha sunada ah ee mudan inlaga faaiideysto bisha ramadaan waxaa kamid ah: akhrinta qur’aanka iyo in la isladaraaseeyo, habeenkii na lugu tukado, waxaa arintan inugu boorinaya xadiiska Ibnu cabaas iyo kuwa kale ee lamidka ah: عن ابن عباس (رضي الله عنهما) قال: ( كان رسول الله (صلى الله عليه وسلم) أجود الناس، وكان أجود ما يكون في رمضان حين يلقاه جبريل، وكان جبريل يلقاه في كل ليلة من رمضان فيدارسه القرآن...) ( Ibnu cabaas (r.c) wuxuu yiri: rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu ahaa dadka midka u gu deeqda badan, marka uu ugu deeq badan yahayna waxay aheyd ra madaanka dhexdiisa xilliga uu jibriil (c.s) la kulmayo, jibriilna wuxuu lak ulmi jirey habeenkasta oo ramadaanka kamid ah, wuxuuna la daraas eyn jirey quraanka…). Rasuulka (s.c.w) waxaa laga warinayaa inuu yiri: (من قام رمضان إيمانا واحتسابا غفر له ما تقدم من ذنبه) (متفق عليه) ( Ruuxii istaaga ramadaan (habeenkii tukada) rumaysnaan iyo ajir xisaabsasho, waa loo dhaafi wixii hormaray (wixii horreeyey) oo danbigiisa ah ). Waxaa sunna ah in tobanka danbe ee ramadaanka la kordhiyo dadaalkii iyo ciba adadii lasoo hayay waana sidii uu rasuulka samaynjiray عن عائشة (رضي الله عنها) قالت: (كان رسول الله (صلى الله عليه وسلم) يجتهد في العشر الأواخر ما لا يجتهد في غيرها) (صحيح، أخرجه: مسلم، والترمذي، وابن ماجة)
.….La soco Berri
WAR-GELIN:-
ku socota dhammaan Macaamiisha wargeys ka iyo Akhri satayaashi isa Sharafta leh, wux uu maa mulka wargeyskan ku wargekin ayaa in ay ilaaliyaan Nuqullada wargeyskan oo qeybo ka mid ah fadaa ’isha Bisha Barakeysan ee Ra ma daan Daruus la xir iirta ay ku qoran yihiin iya goo Aayado khumur’aanka Kariim ah Sidaas da raadeed waxaa uu maamulka le eyahay walaa yalaal xafida Alle ha idin xafidee kana ilaali mee laha aan ku haboo neyn ee wasaqey san in aad dhigtaan ama aad ku tuurtaan Wa rgeyska an.
Qaasatan Inta La gu Jiro Maalmaha Bisha Ram ad aan waxaan mar labaad kaa codsaney naa inaad ka dhowrto kana ilaaliso meelaha warg elinta lagu muu jiyey


0 



HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 4-TA ABRIIL 2023-KA
..