Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

0
Saturday April 01, 2023 - 12:06:30 in Wararka by
  • Visits: 282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

    Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith. Ra'iisul Wasaare ku xigeenka iyo Safiirka a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith. Ra'iisul Wasaare ku xigeenka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal ee walaalaha ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta. Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith ayaa uga mahad celiyay Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dalka soo dhaweynta loo sameeyay. Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa ka dalbaday dowladda Imaaraadka Carabta inay laba jibaarto taagerada ay siiso Dowladda Soomaaliya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip