
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 23 KA MAARSO 2023-KA-
Madaxda DF oo war kasoo saaray bisha Ramadaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sh acabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bil ashada bisha barakaysan ee Ramadaan, isago ona u rajeeyay iney nabad iyo caafimaad ku soomaan.
Madaxweynaha ayaa umadda Soomaaliyeed ku baraarujiyey inay ka faa’iideystaan fursadaan oo si fiican ay u cibaadeystaan, "Bishaan Ram adaan waa fursad sanadkiiba halmar nasoo marta,” ayuu yiri.
Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ay aa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay inay is ca fiyaan, "Walaalkaaga ay wax kaasoo gaareen is ka cafi, cid kasta oo wax kaa tirsatana cafis wey diiso,” ayuu madaxweynuhu kula dardaarmay umadiisa.
Madaxweynaha ayaa codsaday in la garga aro dadka Soomaaliyeed ee aan waxaba heys an, kuwaas oo macquul ay tahay in afurka ay waayaan, isagoo xusuusiyey inta wax heysata inay gacantoodu gaarto inta liidata.
"Wax siiya inta aan heysan, si Ilaahey no ogu wada gargaaro, aan u naxariisano dadkee na danyarta ah oo aan ku kaalmeyno wixii aan awo odno,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi ayaa isna yiri, "Fadliga bisha barakays an ee Ramadaan awgeed waxaan ugu baaqay aa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan in ay xoojiyaan caawinta & garab istaaga, qoysaska danta yar, gaar ah aan kuwa u nugul culayska dhaqaale ee bi shan.”
Dhankiisa Ra’iisul Wasaaraha Xukuuma dda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliye ed curashada bisha baraka ysan ee Ramadan, isaga oo sheegay inay tahay bishii cibaadada iyo is cafinta, loona baahan yahay in laga faa’ iideysto.
Bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa Habeen hore dhalatay waxaana laga arkay gob ollada Sooma liya qaar, sida Gedo iyo Mudug, sida ay Caasi mada Online sheegtay in ay u xaqiiji yeen dad ka arkay bisha.
Bishii dhamaatay ee Shacbaan ayaa Shalay la buuxiyey 30-keeda, waxaana la isku raacsa naa in Khamiista berri ay tahay maalinta 1-aad ee Ramadaan.
Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo dowlad aha Islaamka ugu weyn ayaa Dorraad ku dhaw aaqday in Khamiista la soomayo, maadaama Arbacadii Shalay la buuxiyey 30-ka Shacbaan, ka dib markii Dorraad la arki waayey bilashada bisha Ramadaan.
Aadan Madoobe oo soo jeediyay in DF ay qaado dilinta cagaaran ee Muqdisho
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaa liya, Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka hadlay xaaladda amaan ee dalka, gaar ahaan amniga caasimada Muqdisho oo uu sheegay in weli ay sareyso khatarta ka taagan, xilli uu socdo dag aal ka dhan ah Al-Shabaab.
Guddoomiyaha ayaa waxa uu xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre usoo jeediyay in wasaaradaha laga saaro "dilinta cagaaran” ee ay ku jiraan, islamarkaana xarumahooda gudaha magaalada loo soo saa ro. "Dilinta cagaaran in aad qaadan ayaa la idi nka rabaa wasiirada oo la dago magaalada, De yniile iyo Warshadaha in aad degtaan ayaa ka idinka baahan yahay. Shacabka magaalada diy aar ayuu idin yahay,” ayuu yiri gu ddomiye Sheekh Aadan Madobe
Waxa uu sheegay in arrintaan ay horseed ayso in si wada-jir ah looga shaqeeyo amniga caasima da, isaga oo tusaale usoo qaatay isbeddalka ka hirgelay dalka Ciraaq oo uu dhawaan ku tegay socdaal.
"Nimankaas dadka waa laga garanaya sha cabka ma qarinayaan ee caasimadda amaank eeda aan meel saarno, taas ayaa ku darsanaya amniga dalka,” ayuu yiri Guddoomiye Aadan Madoobe oo hadal ka jeediyay munaasabad lagu soo bandhiga yay waxqabadka xukuuma dda Dan-Qaran.
"Aniga iyo wafdi aan hoggaaminayo waxaa aadnay Ciraaq – Baghdad. Waa ogtihiin marxal ado badan ayay soo mareen. Dilin cagaaran ay ay sameeyeen oo magaalada qeyb yar kaga ko obnaayeen laakiin hadda waa ka gudbeen dil intii cagaaran, kadib markii ay usoo dhexgaleen bulshada.”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa ugu dambe yntiina waxa uu sheegay in dowladda federaalka ay hayso dhabihii dalka looga xoreyn lahaa kooxda Al-Shabaab, oo khatar amni ku ah Soomaaliya.
"Runtii sida uga jawaabteen waa idinka mah ad-celinaya, waa la dadaalay dhanka amniga oo ciidamada qalabka sida iyo madaxdeenaba waa dadaaleen oo argagixisada waa lala dagaa lay.”
Xamza Oo Soo Xiray Tartankii K/Cagta Degm ooyinka& Deegnna Da U Muqdisho {Gubadl eey Oo Koobak Hanatay }
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Feder aal ka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Shalay soo xiray tartanka kubadda cagta ee de gmooyinka iyo deegaanada gobolka Banaadir oo sanadkaan ay koobka qaadeen cayaartoyda degaanka Gubadley ee waqooyiga magaalada Muqdisho.
Ra’iisul wasaaraha ayaa u hambalyeeyey xulka deeg aanka Gubadley oo ku guu leystay Koobka degmooyin ka iyo deegaannada Gobol ka Banaadir oo ka socday Caasimadda Muqdisho maalmi hii lasoo dhaa fay, isagoo guddoonsiiyey Koob ka tartanka.
R/Wasaaraha oo bogaadiyey xulka degma da Warta-Nabadda oo soo gaaray cayaarta ka ma danbeysta ah, ayaa tilmaamay in cayaartoy da, macallimiinta iyo maamulka Kub adda Cag ta ee degmooyinka iyo deegaannada Gobolka Banaadir ay muujiyeen xirfad sare, Is ku xirna an iyo dadaal ballaaran.
"Waxaan rajeynayaa in cayaaruhu ay dhalli nyarada ka ilaaliyaan ku biirista fekerka xagjirn imada, ma shaqeyste-nimada iyo daroogada, ji dka toosanna ku hagaan,” ayuu yiri. R/Wasaar aha oo sii hadlayey ayaa yiri, "Waxa an kulige en u xil saarannahay inaan nab adda ka shaqey no oo isku xirnaanno guryaheen ana garan waa ga ka saarno.” Sidoo kale, R/ Wasaaraha dalka ayaa ku tilmaamay tartanka ciyaaraha degmooy inka Gobolka Banaadir astaan nabadeed oo bul sha du isku arkayso, kana tarjumaya qiimaha nabad da iyo is-dhexgalka bulshadu ay u leeyih iin hor umarka caasimadda.
R/Wasaare Barre ayaa bogaadiyey qabanqa abada iyo hanna anka maamulka Koobka ee Wasaaradda Dhallinyarada & Ciyaaraha XFS, Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed iyo Ma amulka G/Banaadir oo si mugleh isaga kaashad ay qabsoomidda tartankan.
Madaxweyane Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran
Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaa lka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xuk uumadda Dan-Qaran ee uu hoggaaminayo R/ Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay inay guul weyn ahayd sam ata-bixinta dadkeen nii So omaaliyeed ee la dhi baateysnaa abaara ha ka jiray dalka.
Madaxweynaha ayaa xus ay in mideynta dadaallada heer Qaran iyo heer caalaami ee la xiriira gurmadka abaaraha iyo la dagaallanka ar gagixisada ay suurta geliyeen in dowladda Soo maaliyeed ay xilli adag maarey so caqabadaha amni iyo nololeed, haatanna qo rshuhu uu yahay sidii dalka dhan looga saari lahaa Alshabaab.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku bog aadiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Xamse Ca bdi Barre, R/Wasaare Kuxigeenka Md. Sa alax Axmed Jamaac iyo guud ahaan Golaha Xu ku umadda dadaalka ay bixiyeen muddadii ay ma gacownaayeen, isagoo ka rajeeyey in ay sii la ba-laabaan howl-gudashadooda, si ay u gaar si iyaan shacabka Soomaaliyeed adeegyada ay mudan yihiin.
"Madashan waa ay sii socon doontaa, waxa ana shacabka hor imaandoona aniga iyo mas’ uuliyiinta kala-duwan ee dowladda, si bulshada soomaaliyeed ay xog ogaal ugu noqdaan shaq ada loo hayo”.
Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa kaga ha dlay caqabadaha iyo fursadaha dowladn imada Soomaaliya, waxa uuna adkeeyey hirgelinta qor sheyaasha horumarka iyo hii gsiga shacabka Soomaaliyeed, kaddib mar kii dalka lagaga saar ayo Alshabaab, lana dhameystiro deyn cafinta iyo qabyo-tirka dastuurka, taas oo ay ugu horr eyso in la gaaro isku filnaan dhaqaale iyo nolol eed oo lagaga kaaftoomi karo ku tiirsanaanta deeqaha caalamiga ah.
"Dastuurka Soomaaliya dalka dibadiisa loo ga hadlimaayo.Dastuurku mashruuc ma’ah an ee waa wadadii aan u mari lahayn hagaajin taa ayaheena, Hay’adaha dowla dda waxaa hor tabin u ah in la dhammey stiro Dastuurka KMG ah sida ugu dhaqs aha badan”.
Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Ma xamuud ayaa ku ammaanay Golaha Xukuum adda soo diyaarinta iyo gudbinta shuruucdii ugu badnayd ee Xukuumad ay ku soo gudbiso 100-kii maalmood ee ugu horreysey, shuruucdaas oo aas-aas u ah dowladnimada Soomaaliyeed iyo hirgelinta nidaam ku saleysan sharci iyo dowladnimo casri ah.
DF Soomaaliya oo qaaday tallaabo soo dadajineysa qaadista xayiraadda hubka
La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxwey na ha Soomaaliya Xuseen Macalin ayaa Shalay soo xiray shirka sannadlaha ah ee maareynta hubka iyo rasaasta, kaasi oo looga arrinsana
yay qaadista xayiraadda hubka ee saaran Soo maaliya.
Shirkaan ayaa waxaa la iskula meel dhigay habraacyada loo marayo qaadista cuna-qabat aynta hubka ee saaran Soomaaliya sanadaha badan.
La-taliyaha oo xiritaanka shirka khudbad ka jeediyay ayaa sheegay in dhinacyadu isla qaat een dardar-galinta qorshayaal muddeysan iyo habraacyo loo marayo geeddi socodka qaadista cuna-qabateynta hubka ee waqtiga dheer sa aran dalkeenna.
‘’Waxaan ku guuleysannay gaaridda in bad an oo kamid ah halbeegyadii loo baah naa, ku wa dhimana sanadkan gudihiisa ayaan dhamm eystiri doonaa,” ayuu yiri La-taliyaha Amniga Qa ranka Xuseen Macalin.
Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa "Ma ahan ri yo iska fudud in la qaado cuna-qabataynta hub ka ee waa arrin lagama maarmaan ah si aan ula wareegno mas’uuliyadda amniga Qarankee nna.” Shirka ayaa waxaa qeyb ka ahaa xubno ka socday beesha caalamka, xubno ka socda dowlad-goboleedyada iyo dowladda federa alka Soomaaliya oo hoggaaminey say shirkaan.
Waa shirkii afaraad ee noocaan oo lagu qab to Muqdisho, kaasi oo dowladda Soom aaliya ay garwadeen ka tahay, iyada oo sanad kasta shirkaan looga doodo sidii cuna-qabataynta hub ka looga qaadi lahaa Soomaaliya.
Sanadkii 1991-kii ayaa Soomaaliya la saaray cuna-qabateyntaan, 32-sano kadib waxay dowl adda Soomaaliya si weyn ugu ololeyneysaa in laga qaado, maadaama lasoo dhisay dowlad qa adi karta masuuliyadda xakameynta hubka, si da ay ku doodeyso Soomaaliya.
si kastaba, Soomaaliya ayaa guulo wax ku ool ah ka gaartay bartilmaameedyo ku xusnaa halbeegyada qaadista cuna-qaba taynta hubka iyada oo la dhisay guddi sare oo ka shaqeeya dhammeystirka sharu udaha ku xiran geeddi socodka qaadista cuna-qabataynta hubka.
Xasan Sheekh oo shaaciyay go’aan la xiriira doorashada soo socota
Madaxweynaha DFS,Md.Xasan Sh.Maxam uud oo Habeen hore khudbad xasaasi ah ka jeediyay munaasabad ka dhacday xarunta madaxtooya da ayaa ka hadlay arr imo la xiriira doorasho oyin ka dalka.
Madaxweynaha ay aa marka hore shaaca ka qa aday go’aan culus oo la xiriira doorashada soo socota 2026, wuxuuna ku dhawaaqay inay noq on doonto qof iyo cod.Sidoo kale wuxuu inta asi kusii daray in la’isku dooran doono xisbiyo, si looga gudbo nimd am ka beelaha ee 4.5, kaas oo ay haatan ku dhisan tah ay dowladda federaalka. "Soomaaliya ilaahey idi nkiis doorashada soo socota waa qof iyo cod xisbiyeysan oo xisbi la’isku doorto,” ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya.Waxa kale oo uu intaasi sii raaciyay "Xisbiga waa suuq badeecado la keensado badeecada la keensanaayana waa caqli”.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in furaha siyaasadda uu yahay abaabul iyo fakir, sidaas daraadeedna aan loo baahneyn tiro badni.
Shabakaddii ugu weyneyd Al-Shabaab ee Muqdisho oo Shalay xukun lagu riday
"Siyaasadda tiro badnaan ma’aha, laandheere ma’aha siyaasaddu waa abaabulnaan iyo fikir,” ayuu markale yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Dhanka kale madaxweynaha ayaa diray fariin guud, wuxuuna ku baaqay in dowl addiisa lagala shaqeeyo amniga iyo hirgelinta doorasha daas, si ay u noqoto qof iyo cod ah.
Hadalkan madaxweynaha ayaa kusoo aadayo xilli xasaasi, isla-markaana uu haat an baarlam aanka horyaallo qorshe wax looga beddalayo dastuurka, si muddo kor dhin horleh loogu sam eeyo hay’adaha dowladd, lagana dhigo muddo xileedkao oda muddo 5 sanno ah.
Madaafiic Habeen hore lagu garaacay maga alada Muqdisho
Dhawaqa Madaafiic ayaa Habeen hore laga maql ay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Ban aadir, kuwaa oo baqdin xooggan ay ka muuji yeen dadka ku nool caa simadda Muqdisho.
Madaafiicda jugtooda la maqlay oo tira ahaan to ban ku dhow ayaa waxay ku dhaceen degmooyin kala duwan oo ka tirsan caasim adda, kuwaasi oo aan la og ayn halka ay sida rasmiga ah ugu dhaceen.Sidoo kale weli lama ogaan hadii uu jiro khasaare ay geys teen madaafiicdaas.
Inta badan kooxda Al-Shabaab ayaa Muqdi sho ka geysata weerarrada noocaan ah, iyag oo kaga dan leh arbushaad amni, maadaama aysan wax bartilmaameed ah laheyn madaafiic da ay ku garaacaan caasimadda.
Shacabka magaalada Muqdisho ku nool ayuu khasaaraha ugu badan ka soo gaaraa we erarrada madaafiicda ah ee kooxda Al-Shabaab ay Muqdisho ka geysato, balse waxay ku faan aan inay bartilmaame edsadeen masuuliyiin dowladda ka tirsan.Weerarkaan madaafiicda loo adeegsaday ee Habeen hore Muqdisho ka dhacay ayaa ku soo aad aya, iyadoo ay bilatay bisha barakeysan ee Ramadaan.
Inta badan Al-Shabaab waxay kordhiya an weerarradooda markii la gaaro bisha barakey san ee Ramadaan oo ah bil cibaado oo umada ha Islaamka ah ay aad u jecelyihiin.
Dowladda Soomaaliya, weli kuma guule y san inay xakameyso weerarrada madaafii cda loo adeegsado ee Al-Shabaab ay ka geystaan Muqdisho, waxaana la aaminsan yahay in gud aha ama daafaha dhow ee caasimadda laga soo rido hoobiyaha lagu garaaco shacabka reer Muqdisho
Madaxweyne Xasan Sheikh: kun markab ayaa baddeena ku jira oo kalluunkeennii daldalanaya, mana lehin awood aan kaga celino
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa difaacay heshiisyada dowladda Kula jirto maraak iibta shisheeye ee ka kalluumaysanaya badda Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa sheegay in soddonkii sano ee ugu dam beeyay badda Soomaal iya looga kalluumaysanayay sifoya al sharci darro ah, isagoo sheegay in dowladda ku khas ban tahay inay sharciyad iyo heshiisyo ku bixiso kalluunka ku jira badda Soomaaliya, si ay dakhli uga hesho.
" Maalin walba waxaad idaacadaha iyo social mediyaha ka maqashaan kuwa taagan oo dhahaya baddii waala la xaalufiyay. Habeen hore oo aan intaan ku hadlayno kun markab ka badan ayaa ku jira baddeena, oo kalluunkeennii dalda lanaya oo mid kamida oo wax naga siinaya aanu jirin,"ayuu yiri madaxweyne Xasan Sh.
Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu sheegay badda inaan loo haynin dhaqaale lagu ilaaliyo, sidaas daraadeed wuxuu sheegay in lagu kha sban yahay in dowladdu heshiis dheer shirkad aha kula gasho si ay sifo sharci ah ugaga kal luumaystaan badda.
"Baddeena inaan ilaalsano dhaqaaley u baahan tahay marka hore. Dhaqaalahaas waa inaan iyada ka keennaa oo aan dhahnaa shirk ad hebel 10 sano baddeena ka kalluumayso, waxaas ayaana ka rabnaa ee nasii," ayuu yiri madaxweynaha.
Hadalka madaxweynaha ayaa kusoo aaday iyadoo dhawaan dowladdu meel marisay sharci kalluumaysi oo dhiirri galinaya maalgashiga bad da, inkastoo maamulka Puntland uu ka hor yimid.
Dowladda Talyaaniga oo ciidanka Booli iska Soomaaliyeed ku wareejisay Gaadi id Ciidan
Wasiiru Dowlaha Amniga xukuumadda Soom aaliya iyo taliyaha booliiska ayaa ka qeyb galay munaasabad safaaradda Talyaanigu
ku Wareejisay gaadiid dow ladda Talyaanigu ugu de eqday Ciidamada booliiska JFS. Taliy aha Booliiska Soomaaliyeed General Sulub Ax med Firin oo ka hadlay munaasabadda ayaa uga mahad cel iyay dowladda Talyaaniga taage erada hagar la’ aaneed ay siiso ciidanka bool iiska Soomaaliya. Waxa uuna sheegay taliyaha in gaadiidkan bool iiska u adeegsan doonaan sugida ammaanka iyo la dagaalanka argagaxis ada, waxa uuna ca deeyay in gaadiidkan lagu wareejiyay ciidanka wax weyn u tarayo.
Dhin aca kale Safiirka Talyaaniga Roberto Ve chi ayaa sheegay inuu Talyaanigu taageerayo codsiga madaxweynaha Jamhuuriyaddu uje ediyay madaxda Talyaaniga si ay gacan uga ge ystaan howlgalada ka dhanka kooxaha argaga xisada. Wasiir Dowlaha Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa, ayaa ka ma had celiyay taageerada iyo garab istaagga dow ladda Talyaanigu siiso Ciidamada Amniga Soo maaliya, waxa uuna xusay in ay sii xoojin doona an wada s haqeynta labada dhinac.
Magacaabista saraakiisha Booliska gobolka Banaadir iyo sida qabiilada loo siiyay
Gaashaanle, Daa’uud Axmed Carraale ayaa loo magacaabay taliyaha Qeybta Weliyoow Ca dde ee ciidanka Booliska ( Habargidir Ceyr).
G/nle, Anas Aadan Maxamed ayaa loo magac aabay taliyaha Qeybta Bari ee ciidanka Booliika (Abgaal Obakar reer Iimaan).G/le,Maxamed C/ dir Mooshin ayaa loo magacaabay taliyaha Qey bta Galbeed ee ciidan ka Booliska (Murusa de).
Saldhigyada
2Xidigle, Nasrudiin Axmed ayaa loo magacaabay taliyaha Saldhig ga Booliska degmada Wadajir (Xa waadle). G/le, Faarax Ca ddaani ayaa loo magacaabay taliyahay Saldhig ga Bool iska degmada Yaaqshiid (Abgaal Reer Mataan).
G/le, Salaad Carraale ayaa loo magacaabay tali yaha Saldhigga Booliska degmada Dharkeynley (Abgaal Cabdulle Galmaax).
2 Xidigle, Ismaaciil Maxamed Nuur ayaa loo magacaabay taliyaha Saldhigga Booliska deg mada Waabari (Abgaal Waceysle).
Kabtan, Fu’aad Maxamed Cabdi ayaa loo maga caabay taliyaha Saldhigga Booliiska degmada Xamar Jajab (Sheekhaal Loobage).
Kabtan, Ismaaciil Muuse ayaa loo magacaabay taliyaha Saldhigga Booliiska degmada Hawlwa daag (Habargidir Sacad).
Kabtan, Axmed Yalaxow ayaa loo magaca abay taliyaha Saldhiga Booliska degmada Dey niile (Murusade). Taliyaha Saldhiga Booliiska degmada C/ca siis Jimcaale……
Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay degaano katirsan G/Galgaduud
Wararka naga soo gaaraya degaano dhaca Bariga degmada Guriceel ee Gobolka Galgadu ud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay da gaal Beeleed
geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay in uu daba socdo dagaal Dorraad Gelin kii dambe ka dhacay isla degaannadaas, waxaa na goobjoogayaal ay sheegayaan indagaalka uu Shalay ka dhacay degaannada Ilix, Galqory aale iyo Ceel Barafaange.
Wararka aan helnay ayaa sheegaya in dag aalkaan uu salka ku haayo isku qabsiga dhul da aqsimeed halkaas kuyaalla maadaama dhow aan ay curteen roobabka Sannadkan.
Waxaa jira khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay dagaalka, kuwaas oo kala gaaray dhinacyada dagaalamay.
Laamaha amniga Galmudug iyo Maamulka deg mada Guriceel ee G/Galgaduud ayaan weli ka hadlin dagaalka, hayeeshee inta badan degaan nada Galmudug ayaa waxaa kusoo bataysana dihii la soo dhaafay colaad Beeleedya da.
Midowga Yurub oo sheegay inuu bilaab ayo inuu hub siiyo Soomaaliya iyo dalal kale
Mr Borrell ayaa hadalkaan ka sheegay shir ka amniga iyo difaaca ee midowga Yurub iyo la howlgalayaashiisa, kaasoolagu falanqeyna yay sidii si lamid ah Ukraine dalalka qaarkood la gu taageero gargaar milatari. "Gar gaarka ugu horreeya ee lagu siinayo qalabka wax dila ee la-hawlgalayaasha Afrika, Ni ger iyo Soomaal iya, ayaa la qaadan doonaa dhawaan," ayuu yiri madaxa Midowga Yurub. Bishii Febraayo 2022, dhowr maalmood ka dib markii uu Ruushku billaabay dagaalka Ukra ine, Midowga Yurub wuxuu ogolaaday inuu Uka rine siiyo 500 mily an oo Yuuro oo hub ah iyo garga ar kale oo mil itari isagoo la dagaallamaya Ru ushka.
Heshiisyada EU-da waa ka mamnuuc inay u isticmaalaan miisaaniyaddooda si ay u maalgeli yaan hawlgallada milatari ama difaaca.
Sida qorshuhu yahay, Midowga Yurub wuxuu is ticmaali doonaa wax-ka-baxsan miisaaniyadd iisa oo loogu yeero "Xarunta Nabadda ee Yur ub"taas oo lagu maalgalinayo qalab lacag dhan 5 bilyan oo Yuuro oo loo isticmaali karo gargaar ka milatari. Go'aanka siinta qalab milatari waxa uu ka soo bilowday ciidamada qalabka sida ee Ukra ine ee dagaalka kula jira Ruushka.
Baarlamaanka Uganda oo ansixiyay sha rci ogolaanayo in la xiro dadka isku jinsiga ah
Baarlamaanka dalka Uganda ayaa meelmari yay hindise-sharciyeed dambi loogu soo ogayo in dad isku jinsiga ah.
Waxay dadkan wajahi karaan xabsi waa had dii sharcigan uu qalinka ku duugo madaxweyne Yoweri Museveni. Sida ku xusan sharciga, sa axibada, qoyska iyo bul shada waa in dowladda ay ku wargeliyaan dadka isku jinsiga ah.Dalka Uganda waxaa ka mamnuuc ah dadka Is ku jinsiga. Hindise-sharc iyeedkan ayaa markii ugu horr eysay horraantii Bish an waxaa la horgeeyay ba arlamaanjka iyadoo si weyn ay u taageereen xil dhibaanada.
Cudur lagu jahwareersanaa oo ka jiray Tan zania oo hadda la ogaaday waxa uu yahay
Feyraskan waxay is leeyihiin cudurka Eb ola.Image caption: Feyraskan waxay is leeyihiin cudurka Ebola. Wasaaradda caafimaadka ee Tanzania ayaa sheegtay in la ogaaday waxa uu yah ay cudur lagu jahwareers anaa oo ka jiray dalkaas kaasoo lagu sheegay inuu yahay cud urka Marburg haemorrhag ic. Cudurkan waxaa Tanza nia ugu dhintay 5 qof.
Feyraskan qofka uu ku dhaco wuxuu isku darkaa qandho daran, dhiig bax iyo inay shaqada gaba an qaar kamid ah xubnaha jirka.
Feyraskan waxay is leeyihiin cudurka Ebola.
Wasiirka caafimaadka ee Tanzania Ummy Mw alimu ayaa ugu baaqday shacabka inay is deji yaan maadama dowladda ay xakameysay fidit aanka cudurka.
Waxay intaa ku dartay in 3 qof oo ku dhacay cudurkan la daweynayo halka ay ku daba jiraan 161 qof oo la kulmay dad uu horey ugu dhacay feyraska.
Toddobaadkii lasoo dhaafay ayay aheyd markii koox gaar ah loo diray gobolka dhaca wa qooy galbeed ee Kagera oo u dhaw xadka Uga nda si ay baaritaan ugu soo sameeyaan cudur ka. Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa bogaadisay sida deg dega ah ay Tanzan ia uga falcelisay cudurka.
Koox ka tirsan fallaago ka dagaallanta Chad oo loo xiray dilkii madaxweynihii hore
Idriss Déby- waxaa la dilay xilli uu ku sugnaa jiidda hore ee dagaalka xilli ciidamadiisa ay da gaal kula jireen fallaagada
Maxkamad ku taalla dalka Chad ayaa xabsi daa’in ku ridday in ka badan 400 oo fallaago ah oo lala xiriiriyay dilkii loo geystay madaxweynihii dalkaas Idiris Déby.
Idiris Déby ayaa bsihii Ap ril 2021-kii u dhintay dha awacii kasoo gaaray dag aal ka dhan ahaa fallaag ada oo ka dhacay waqooyiga Chad, wuxuu kam id ahaa madaxdii ugu mudada dheereyd ee xi lka heysay qaaradda inka badan 30 sano.
Maxkamadeynta kooxda fallaagada (Fact) oo ka koobnaa 465 qof ayaa ka bilaabatay bi shii February maxkamad ay alaabada u xirnaa yeen oo ku taalla caasimadda N'Djamena.
Waxaa lagu helay dambi la xiriira argag ixiso, in ay wiiqayeen amniga qaranka iyo inay halis gal iyen nolosha madax wey naha & dambiyo kale.
Kooxda fallaagada (Fact) waxay ku tilma an tay maxkamadeynta ragga mid been ah oo aan waxbo ka jirin. Mid kamid ah qareenada raggan ayaa she egay in uu racfaan ka qaadan doono go’a anka maxkamadda.
Booliska Mareykanka oo si xoog ah u lagd aya nin madow ah ka hor inta uusan dhiman
Dacwad oogayaasha ku sugan gobolka Virgi nia ee dalka Mareykanka ayaa baahiyay muuqa al muujinaya daqiiqadihii ugu dambeeyay ee no losha nin madow ah oo bukaan ah oo ku dhint ay isbitaal lagu daweeyo dadka qaba xanuuna da dhimirka.
Waxaa la arkayay Irvo Otieno oo ay dhulka dhigeen koox boolis ah xilli uu katiinadey snaa.
Waxaa la xiray saraakiil ka tirsan booliska iyo saddex kamid ah shaqaalaha caafimaadka oo lagu ee deeyay dilka ninka madowga ah.
Garsooraha wuxuu Talaadadii sheegay in 10 qof lagu eedeeyay kiiska. Irvo Otieno, wuxuu ka soo jeedaa Kenya, wuxuu Mareykanka tagay isagoo afar jir ah.
Waxaana markii la xiray 3-da bishan March isagoo lagu eedeeyay falal dhac ah, sida lagu sheegay war saxaafadeed ay soo saareen boo liska.
Wuxuu ku jiray xaalad deg deg ah, waxaa la rumeysanaa in ninka uu waxyeelleyn u geysan karo dadka ama saraakiisha kadib markii lala xiriir iyay in uu qabo xanuunada dhimirka.
Dad ku dhintay duqeyn uu Ruushka ka geystay Ukraine
Khasaaraha ka dhashay duqeymaha Ruu shka Ciidamada Ruushka ayaa duqeeyay maga alooyin dhowr ah oo ku yaalla dalka Ukraine, waxaana ku dhintay ugu yaraan afar qof kadib markii diyaaradaha Drones-ka ay duqeeyeen dhismooyin ay dad dagan yihiin oo ku yaalla caasimadda Kyiv.
Sidoo kale goobaha ay du qeeyeen waxaa kamid ah iskuul gaar ahaan qeybta ay ardeyda jiiftaan.
Qararxyo ayaa laga maqlayay magaalada dek edda leh ee Sevastopol.
Dhinaca kale, mas'uuliyiinta ku sugan gob olka Crimea ee uu Ruushka heysto ayaa shee gay inay iska caabiyeen weerar ay kusoo qaade en diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Ukra ine.
Madaxa maamulka Ruushka , Mikhail Razv ozhaev ayaa sheegay inay burbur iyeen saddex ka mid qalabkii lala damacsa naa in lala beegs ado maraakiibtooda yaa llay badda madow isla markaana aysan waxyeello soo gaarin maraak iibta dagaalka ee Ruushka.
Ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhina ca militariga Ukraine, oo sheegay horaantii tod dobaadkan in ay burburiyeen gantaalo la doon ayay in lagu garaaco mara akiibtooda oo ku su gnaa xarunta taree nada ee Dzhankoi ee waq ooyiga Crim ea.
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelen sky ayaa sheegay in Ruushka uu soo diray in ka badan 20 "diyaaradaha dilaaga ah ee Drones-ka" iyo sidoo kale gantaalo iyo madaafiic.
MAXAY KA DHIGANTAHAY IN MADAX DA SHIINAHA IYO JAPAN AY KALA BOOQDAAN RUUSHKA IYO UKRAINE?
Fumio Kishida Haddii aad rabto inaad fahamto sida dagaalka ka socda Ruushka iyo Ukraine ay ugu dhex milmayso qaaradda Aa iya, waxaad milicsan kartaa wakhtiga boo qashada hoggaamiyeyaasha Japan iyo Shiin aha.
Labada hogaamiye ayaa dalalkooda kaga ma qan safar dibadeed, waxayna ku sugan yihiin laba dal oo dagaal ka dhaxeeyo.
R/ wasaaraha Japan Fumio Kishida ayaa gaar ay caasimadda Ukraine ee Kiev halka madaxw eynaha Shiinaha Xi Jinping uu ku sugan yahay magaalada Moscow ee dalka Ruushka.
Intii lagu guda jiray kulanka uu la yeeshay Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, Kishida wuxuu u xaqiijiyay taageero aan loo me el dayin, wuxuuna u muujiyay in Japan ay ku ca awin doonto Ukraine dib u dhiska iyo gargaarka bini'aadantinimo.
Isla markaana, madaxweynaha Ruushka Put in waxa uu Xi Jinping ugu yeeray saaxiibkii ay aad isugu dhowyihiin. Inkasta oo Shiinuhu uu ku andacoonayo in uu dhexdhexaad yahay, la akiin haddana wuxuu hadalkaasi u muuqdaa mid aan aheyn sida loo sheegayo.Putin iyo Xi
Xi Jinping ayaa Talaadadii sheegay in Shiinaha uu mu dnaan siin doono xiriirka uu la leeyahay Ruushka. Waxa uu sidoo kale ugu yeeray lab ada dal ' quwadaha deriska ah'.Marka la eego tallaabooyinka Moscow, waxaa la dhihi karaa safarka xilligaan ee Kishida ee isbarbardhigga waa u muhiim isaga. Haddaba maxaa laga fahmi karaa arrin tan?
Waa dhif iyo naadir in Ra' iisul Wasaaraha Japan uu saf ar dibadda ah oo aan horay loo sii shaacin ku baxo, waana markii ugu ho rreysay tan iyo dagaalkii labaad ee Adduunka oo hoggaamiyeyaal badan oo Japan ah ay ga araan waddan ay dagaallo ka socdaan. Booqa shadiisa ayaa ahayd mid qarsoodi ah ilaa Ki shida uu gaaray Ukraine Talaadadii. Saraaki isha ayaa sheegay in arrintan loo sameeyay arr imo amni.
XI iyo Putin
Wasaaradda arrimaha dibadda ee japan ay aa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ra’iisul wasaare Kishida uu muujin doono ixtira amka uu u hayo dul qaadka iyo geesi nima da shacabka Ukraine, wuxuuna u muujin doonaa taageerada aan loo meel dayin ee u taagan kuwa u istaag ay sugidda ammaanka dalkooda.
Waxaa lagu sheegay bayaanka in Kishida uu sidoo kale cadeyn doono in Japan ay dhaleecey neyso duulaanka Ruushka ee Ukraine.
Ra'iisul wasaare Kishida ayaa cadaadis ba dan kala kulmayay xisbigiisa talada haya ee La bour Democratic Party si uu ugu safro dalka Uk raine oo ay dagaalladu aafeeyeen.
Ka hor inta uusan gaarin Ukraine, wuxuu ah aa hogaamiyaha kaliya ee wadamada G-7 ee aan booqan Ukraine. Waxa kale oo cadaadis la gu saaray inuu tago Ukraine ka hor shirka G-7 ee ka dhacaya Hiroshima bisha May.
Waxa uu horey u gaaray guul weyn oo diblu maasiyadeed isagoo la kulmay Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed magaalada Tokyo todo baadkii hore. Waa markii ugu horeysay muddo toban sano ka badan oo madaxda Japan iyo Kuuriyada Koonfureed ay yeeshaan kulamo la ba geesood ah.
Caadiyan xiriirka Kuuriyada Koonfureed, wad aagista xogta sirta ah waxay muujin doontaa in Japan ay garab taagan tahay Mareykanka go'a ankeeda ka dhanka ah Kuuriyada Waqooyi.
Shaki kuma jiro in Mareykanku uu soo dha weyn doono booqashadiisa Ukraine.
Dhanka kale, ujeedada socdaalka madaxwe ynaha Shiinaha Xi Jinping uu ku tagay Ruushka ayaa ah sidii sare loogu qaadi lahaa saameynta Shiinaha ee heer caalami.
Ra’iisul wasaaraha Japan Fumio Kishida
Joogitaanka hogaamiyaha Japan ee Ukraine waxay diraysaa calaamad xooggan oo ku saab san halka ay labada waddan ka taagan yihiin xi lligan jaahwareerka jira
Tani ma aha arrin sahlan, Japan waxay leed ahay wax badan oo ay isku dheellitirto, gaar ahaan xiriirka ay la leedahay Shiinaha.Bishii la soo dhaafay oo kaliya, labada dal ayaa wada-hadallo amni ku yeeshay Tokyo.
Waa markii ugu horreysay oo ay labada dal wada hadlaan muddo afar sano ah. Shiinaha ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay xoojinta ciidamada Japan, halka Japan ay ka cabatay xiriirka Shiinaha iyo Ruushka iyo adeegsiga buufinnada basaaska ee looga shakisan yahay.
Shiinaha iyo Japan ayaa ah dalalka labaad iyo saddexaad ee ugu dhaqaalaha badan caalam ka, inkastoo ay jiraan xiisado u dhexeeya lab ada waddan, haddana dariiqooyinka wada-hadallada ayaa ah kuwo furan.
Japan waxaa haysta walaac u gaar ah oo ku saabsan dagaalka Ukraine. Is barbar dhig ayaa laga sameynayaa duulaanka Ruushka iyo duulaanka Taiwan ee Shiinaha oo cakiran, Jap an ayaana ka walaacsan arrintan sababtoo ah waxaa muuqda saameynta ay yeellan karto.
XIGASHO:BBC
10ka wadan ee ugu farxada badan Africa
Taageerayaasha Cameroon waxay ku faraxs an yihiin ka hor semi-finalka Koobka Qara mada Afrika (CAN) 2021
Mar kale waxaa lasoo saaray liiska wadam ada aduunka ugu farxada badan taasi oo ift iiminaysa wadamada ay dadku ku nool yihiin no lol aad u saraysa oo ay ku qancaan.
Warbixinta Farxadda Adduunka, oo ah daabacaadda Sha ba kadda Xalka Horum arka Waa ra ee Qaramada Midoobay, ayaa a deegsatay falanq aynta tirakoobka si loo ogaado waddamada ugu farxadda badan adduunka.
Qiimayntu waxay tixgalinaysaa arrimo kala duwan oo dhaqaale, bulsho, iyo deegaan, wax ayna bixisaa aragtiyo ku saabsan waxa waddan ka dhigaya meel wanaagsan oo lagu noolaado.
Warbixin CNN ka soo saartay sii deynta sanad kan ayaa muujineysa in naxariistu ay 25% ka sarreyso sidii uu ahaa cudurka faafa ka hor.
John Helliwell, oo ka mid ah qorayaasha Wa rbixinta Farxadda Adduunka, ayaa wareysi uu si iyay CNN ku yiri "U naxariista dadka kale, gaar ahaan caawinta dadka ajnabiga ah,oo si aad ah kor ugu kacay 2021, ayaa sare u kacday 2022.”
Farxada duniduna wax dhib ah ma soo kordh in saddexdii sano ee cudurka Covid-19. Qiima ynta nolosha ee 2020 ilaa 2022 waxay ahayd "si cajiib ah u adkeysi,” ayay tiri warbixintu, iya doo celceliska caalamiga ah uu asal ahaan la ja an qaadayo sedde xdii sano ee ka horreeyay masiibada.
Maqaalkan, waxaynu ku daah-qaadi doonaa natiijooyinkii ugu dambeeyay ee diiradda lagu saarayo 10-ka waddan ee ugu farxadda badan Afrika.
Hoos ka daalaco 10-ka waddan ee ugu farxadda badan Afrika:
1. MAURITIUS
2. LIBYA
3. XEEBTA Maroodiga Maroodiga
4. KOONFUR AFRIKA
5. GAMBIA
6. ALGERIA
7. LIBERIA
8. CONGO
9. MOROCO
10. MOZAMBIQUE
DARUUSTA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN
{AXKAAMTA-SOONKA}
Bismillaahi Raxamaani Raxiim
Hordhac Waxaa mahad iska leh ALLAHA inoogu nimceeyay Soonka Bisha Ramadaan, Naxariis iyo nabadgalyana nabigeenna Muxammad ah (S.C.W) dushiisa ALLAAH ha yeelo. Intaa kadib: waxaan ugu horayntii is xusuusinaynaa cabsida ALLE (kor ahaaye) iyo inaan ugoonni yeelno cibaadada isaga oo kali ah iyo inaan ka dheerayno shariik iyo wax cibaadada la wadaago isaga, labadan qodob waa labada uu towxiidka ka koobanyahay . Xusuusinta kadib: markii uu soonka noqday mid kamid ah cibaadooyinka ugu waawayn iyo tiir ka mid ah shanta tiir ee islaamka, ruuxkasta oo muslim ahna ay waajib kutahay inuu barto si sax ahna ula yimaado, ayaan doonay inaan wax ka iftiimiyo qaar kamid ah axkaamtiisa iyo fadligiisa I.W.M anigoo isticmaalaya luuqadda somaaliga si ay uga faa’iidaystaan dhammaan dadka muslimiinta ah ee luuqadan ku hadla. ALLAAH wayne waxaan waydiisanayaa inuu ku anfoco ruux kasta oo akhrista ama loo akhriyo amaba dhagaysta, iigana dhigo aniga iyo ruux kasta oo sii gudbiyo mid loogu buuxiyo miisaankooda kheyraadka ee aakhiro kana dhigo mid uu ALLAAH raali kayahay Aamiin.-2-
Axkaamta Soonka ‐ 3 ‐
Qodobada Waa Maxay Soon ? Taariikhda Soonka. Waajibnimada Soonka. Arimaha Waajibiya Soonka. Soonka La Iska Reebay. Ducada Markay Bil Dhalato. Fadliga Soonka & Aadaabta Ruuxa Sooman. Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan. Shuruudaha Soonka. Waxyaabaha Soonka Jabiya. Arkaanta Soonka. Sunnooyinka Soonka. Ducada Marka La Afuro. Ducada Ruuxa Afur Lasiiyo. Laylatu Qadri. Calaamadaha Laylatu Qadriga. Zakaatul Fidriga. Ciidul Fidriga. Gabagabo Iyo Gunaanad. Axkaamta Soonka ‐ 4 ‐ 1. Waa Maxay Soon ? Erayga soon wuxuu leeyahay labo macno oo kala ah: Luqo. Isdilaax. Luqo ahaan erayga "صـوم "macnahiisa waa kajoogsasho (ka afaysi) sida: hadalka, socodka, cabidda, cunidda, i.w.m ALLAAH wuxuu yiri: isagoo inooga waramaya maryama bintu cimraan (...فقولي إني نذرت للرحمن صوما فلن أكلم اليوم إنسيا)[مريم .[26 (...waxaad dhahdaa anigu waxaan ugu nadray (eebaha) raxmaan oon u soomi oonan la hadlin Shalay cidna) [maryam 26] . صـوم” Kalmadda ” ah ee ku jirta aayadda macneheeda waa Aamusitaan. Isdilaax ahaan (macnaha sharciga dhexdiisa looga yaqaano erayga Soon) waa in laga joogsado ama la iska ilaaliyo waxyaabaha ruuxa sooman afuriya laga bilaabo waabariga illaa qorraxda ay dhacdo iyadoo soonka la niyaysan yahay.
Sida uu ibnu kathiir tafsiirkiisa ku sheegayo soonka waa cibaado horaysay oo soo bilaabatay xiligii nabi nuux (c.s) ilaa xiligii nabigeena (s.c.w) sida uu ALLE quraanka inoogu sheegay: يأيها الذين ءامنو كتب عليكم الصيام كما كتب على الذين من قبلكم لعلكم تتقون أياما معدودات [البقرة 183[ ( Kuwa xaqa rumeeyow waxaa laydinku wajibiyay soonka sidii loogu waajibiyay kuwii idinka horreeyey si aad u dhawrsataan ◌ُ waa maalmo tirsan). Waxaa soonka la waajibiyey sanadkii labaad ee hijrada bisha shacbaan dhexdeeda. Ibnu kathiir wuxuu tafsiirkiisa ku sheegay in uu imamu Axmad yiri isagoo Mucaad binu jabal kasoo warinaya (r.c) waxaa salaadda la wareejiyey (isbad-badal ku yimid) saddex jeer, soonkana waxaa la gad-gadiyey (isbad-badal ku yimid) saddex jeer, wuxuuna sheegay isbad-badaladii ay salaadda soo martay kadib isbad badalkii soonka wuxuu ka yiri: rasuulka (s.c.w) ayaa madiina soo galay wuxuuna gudagalay inuu bil kasta saddex bari kasoomo maalinta Caashurana uu soomo kadib Alle ayaa ku faradyeelay soonka oo ku soo dajiyey : يأيها الذين ءامنو كتب عليكم الصيام -إلى قوله تعال- وعلى الذين يطيقونه فدية طعام مسكين. ( Kuwa xaqa rumeeyow waxaa laydinku wajibiyay soonka –illa laga gaaro hadalka Alle ee ah –kuwa uu dhibina waxay bixin {quudin} miskiin). Markaa ruuxii rabana wuu soomayey ruuxii rabana miskiin ayuu quudinayey soonkana sidaa ayuu kaga gudmayey kadib Alle wuxuu soo dajiyay aayad kale: شهر رمضان الذى أنزل فيه القرءان هدىً للناس وبينات من الهدى والفرقان فمن شهد منكم الشهر فليصمه [البقرة 185[ ( Waa bisha Soon ee la soo dajiyey dhexdiisa quraanka, isagoo hanuun dadka u ah, iyo caddayn hanuun iyo kala bixin (xaqa iyo baadilka) ee ruuxii jooga {nagi} ha soomo). [al-baqarah 185].-5-
La soco Berri
WARGELIN:- ku socota dhammaan Macaamiisha wargeyska iyo Akhrisat- ayaashiisa Sharafta leh wuxuu maamulka wargeyskan ku wargekin ayaa inay ilaaliyaan Nuqullada wargeyskan oo qeybo ka mid ah fadaa’isha Bisha Barakeysan ee Ramadaan Daruus la xiriirta ay ku qoran yihiin iyagoo Aayado khumur’aanka Kariim ah ,Marka.
Sidaas daraadeed waxaa uu maamulka leeyahay walaayalaal xafida Alle ha idin xafidee kana ilaali meelaha aan ku habooneyn ee wasaqey san in aad dhigtaan ama aad ku tuurtaan.
Mar labaad kaa codsaneynaa inaad ka dhowrto kana ilaaliso meelaha wargelinta lagu muujiyey Mahadsanidiin
HAY’ADDA LIFE FOR RELIEF AND DEVELOPMENT OO GARGAAR U QEYBISAY QOYSAS KU NOOL MUQDISHO
Hay’adda Life for Relief And Development oo ka howlgasha Soomaaliya ayaa gurmad raashin ah waxa ay gaarsiisay qaar kamid ah qoysaska danta yar ee kusoo barakacay duleedka magaalada Muqdisho.
Dadka barakacayaasha ah ee gargaarka la gaarsiiyay ayaa ku nool deegaanada Garasbaaleey iyo Tabeelaha Sheekh Ibraahim oo dhaca wadada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.
Hay’addan Life for Relief And Development ayaa qoysaskan oo gaaraya 200 gaarsiisay gargaar ka kooban Bur, Bariis,Sokor,TimirIyo saliid, waxeyna ugu talagaleen in qoysaskan ay isticmaalaan inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan oo beri bilaabanneyso.
Qoysaska ka faa’ideystay gargaarkan ayaa uga mahad celiyay hay’ada garab-istaaga ay u sameysay, waxeyna sheegeen in gurmadkan lasoo gaarsiiyay waqtigii ay ugu baahida badnaayeen.Si kastaba, mas’uuliyiintii ka socotay Hay’adda Life for Relief And Development ayaa dhankooda balanqaaday iney sii joogteyn doonaan caawinta dadka danta yar ee u baahan caawimaada.
Baarlamaanka Itoobiya oo liiska arga gixisada ka saaray TPLF
Baarlamaanka Itoobiya ayaa liiska argagix is ada ka saaray kooxda TPLF ee dagaalka kula jir Tay dowladda Ito obiya muddo laba sano ah.
Tallaabadan ayaa qe yb ka aheyd heshiis kii nabadeed ay labada dhinaca sanadkii hore ku kala saxeexdeen dalka Koonfur Afrika.
Sidoo kale heshiiskaas, waxaa qeyb ka ahaa in dib loo soo celiyo adeegyadii muhiimka ahaa ee bulshada sida gargaarka banii’aadanimo in la gaarsiiyo shacabka iyo hub ka dhigis lagu same eyo ciidamada Tigray si ay qeyb uga noqdaan ciidamada dowladda.
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 23 KA MAARSO 2023-KA-
..