HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 22-KA MAARSO 2023-KA-

0
Wednesday March 22, 2023 - 08:21:58 in Wararka by
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 22-KA MAARSO 2023-KA-

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
 

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay go’aan la xiriira doorashada soo socota

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soom a aliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Hab een hore khudbad xasaasi ah ka jeediyay munaas abad ka dhacday xarunta madaxtooyada ayaa ka hadlay arrimo la xiriira doorashoo yinka dalka.

Madaxweynaha ayaa marka hore shaaca ka qaaday go’aan culus oo la xirira dorashada soo socota 2026, wuxuuna ku dhawaaqay inay noqon doonto qof iyo cod. Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray in la’isku dooran doono xisbiyo, si looga gudbo nimdaamka be elaha ee 4.5, kaas oo ay haatan ku dhisan tahay dow ladda federaalka. "Soomaaliya ilaahey idinkiis doora shada soo socota waa qof iyo cod xisbiyeysan oo xi sbi la’isku doorto,” ayuu yiri madaxweynaha Soom aaliya.

Waxa kale oo uu intaasi sii raaciyay "Xisbiga waa suuq badeecado la keensado badeecada la keensan aayana waa caqli”.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in furaha siyaasadda uu yahay abaabul iyo fakir, sidaas daraadeedna aan loo baahneyn tiro badni.

"Siyaasadda tiro badnaan ma’aha, laandheere ma’aha siyaasaddu waa abaabulnaan iyo fikir,” ayuu markale yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Dhanka kale madaxweynaha ayaa diray fariin guud, wuxuuna ku baaqay in dowladdiisa lagala shaqeeyo amniga iyo hirgelinta doorashadaas, si ay u noqoto qof iyo cod ah.

Hadalkan madaxweynaha ayaa kusoo aadayo xilli xasaasi, isla-markaana uu haatan baarlamaanka hor yaallo qorshe wax looga beddalayo dastuurka, si mu ddo kordhin horleh loogu sameeyo hay’adaha dowl add, lagana dhigo muddo xileedkaooda muddo 5 sanno ah.

Xildhibaano ka qeyb galay Shir looga hadlayay sharciga shaqaalaha Adduunka

Xildhibaano ka tirsan labada gole ee Baarlama anka JFS ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay aqoon isweydaarsi ku saabsan shar ciga shaqaalaha Aduunka,oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda shaqaalaha Aduunka ILO Waxaana Goo bJoog ahaa Xubnaha Labada Guddi ee BJFS.

Gud/ku xigeenka guddiga ahna Kusimaha Guddo omiyaha Guddiga horumarinta Adeega Bulshada G/Sh.Xildhibaan Dr.Cabdirashiid Maxamed Nuur (Jill ey) G/guddiga Adeega bulshada Aqalka sare Sen ator Dr.Cusmaan Maxamuud Dufle ayaa hogaamina yay xub naha labada guddi ee aq oon isweydaarsiga ka qey bgalay.shalay ayey soo xereen Gudoomiyey aasha 2-da Aqal.

Maamulka G/ Banaadir iyo QM oo ka wada hadlay dib u heshiisiinta iyo arrimo kale

Guddomiye Ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane; Maxamed Ax med Diiriye Yabooh ayaa xafiiskiisa kula kulmay Aga asimaha Guudee he’adda UNDP Soomaaliya Mr; Jocelyn Mason iyo ku xigeenkiisa Mss; Sophie kem khdze. Maamulka Gobolka Banaadir iyo madaxda UNDP ayaa ka wada hadlay in la iska kaashado dhinacyada dib u hishiisiinta, Xasilinta , Golaha Degaanka Deg mooyinka , nabad dhiska maamul wanaagga , daada jinta maamulka Haweenka, shaqa abuurka dhalliny arada iyo kor u qaadista xirfadaha gacanta ee la barayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Caa simadda. Labada dhinac ayaa isku afgartay in kor loo qaado howlaha wacyigalinta bulsh ada oo ay qeyb ka tahay sidii fursado shaqo loogu ab uuri lahaa dhalli nyarada kasoo baxa Jaamca daha.

UNDP ayaa gobolka Ban adir ka taageeri doonto howl aha xasilinta , dib u hishisiinta iyo hannaanka fars amo ee maamul u sameeynta magaalada Muqd isho oo ay ugu horreyso hannaanka golayaasha deg aan ka heer gobol iyo heer degmo.

Ugu dambeeyntii Guddomiye Yabooh ayaa sag ootiyay Agaasimaha Guud ee UNDP Mr; Jocelyn Mason, oo ay ka dhamaatay shaqadii uu ka hayay Somaaliya, waxuuna sidoo kale soo dhaweeyey Mar wa; Sophie oo sii noqon doonto wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Guddoonka Aqalka Sare iyo Guddiga Joogtada ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka So omaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Shalay qado sharaf hoygiisa ugu sameeyay Guddoonka Gol aha Aqalka Sare iyo Guddiga Joogtada ah.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Golaha Aqalka Sa re uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay ugala shaqeeyeen Xukuumadda ansixinta shuruucda kaa baysa Dhaqaalaha, Amniga, Deyn-cafinta iyo Arri maha Bulshada.

Waxay noqon kartaa sawirka 5 qof, dad taagan iyo gudaha Waxay noqon kartaa sawirka 8 qof, dad taa gan iyo dad fadhiya Waxay noqon kartaa sawirka 1 qof

La taliyaha amniga Madaxweynaha JFS oo furay shir looga hadlayo cuna-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

Lataliyaha amniga Qaranka Madaxweynaha Jam huuriyadda Federaalka Mudane, Xuseen Macalin ayaafuray shirka sannad laha ee maareynta hubka iyo rasaasta oo sannadkaan looga hadlayo halka uu marayo qorshaha qaadista Cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya.

Mudane Xuseen Macalin oo furitaanka shirka khudbad ka jeediyay ayaa tilmaamay iney ku han-weyn yihiin sannadkaan in Soomaaliya laga qaado cuno-qabateynta dhanka hubka ee saaraan, Dowla duna ay dadaal dheer u gashay sidii looga soo bixi lahaa sharuudaha ku xiran.

‘’Shirkan waxaa looga dan lee yahay,habkii Soo maaliya loogo qaadi lahaa cuna-qabateynta hub ka,maadaama dowladda sannadkaan ka dhigatey muhiimadda ugu weyn,waxaana isigu keenney dham maan hay’addihii ku shaqada lahaa ee Dowladda Fe deraalka iyo dowladihii xubnaha ka ahaa DFS, wax aana lagu lafo-guri doonnaa howlaha na horyaala oo loo yaqaana bar-tilmaameedyadda ee dowladda Soo maaliyala rabo iney ka guul garata’’.

Shirka inta uu socdo ayaa waxaa looga doodi do onaa qorshe howleed sanadle ah iyo wixii ka qabso omey shaqooyinkii lagu heshiiyey fulintooda shirkii kan ka horeeyay ee lagu qabtay magalada Muqdi sho, Maarso 2022.

Shirka waxaa ka qayb galay masuuliyiin iyo sar aakiil ka socda laamaha ammaanka heer Federaal iyo heer mamul-goboleed iyo marti kale oo ka kala socotey saaxiibada dowladda ka caawiya arrimaha amniga.

Wasiir Fiqi oo Muqdisho ka daah-furay shirka wa da tashiga Qaran ee Hindise sharciyeedka diiw aan gelinta madaniga ah

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta, Axmed Macallim Fiqi ayaa Shalay M/ Muqdisho ka furay shir ku saabsan wada tashiga Qa ran ee Hindise sharciyeedka diiw aan gelinta mad aniga ah iyo Tirak oobka dhacdoo yinka muhiimka ah.

Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasima ha Guud ee Was aaradda Arrimaha Gudaha, Caydar uus M. Xasan iyo mas’uuliyiin ka socota maamul gob oleedyada, gobo lka Banaadir & bulshada rayidka ah.

Wasiir Fiqi ayaa ugu horreyn ka hadlay ahmiya dda kulanka, wuxuuna sheegay in Hindise sharci yeedkan uu nidaaminayo mid ka mid ah adeegyada asaasiga ah ee ay Dowladdu bixiso ee dad-dhigista sida (dha lashada, guurka, furiinka, carruur kors ashada, dhima shada, diiwaan gelinta qoyska, degg enaashaha iyo arrimo kale).

Wasiirka Fiqi, ayaa yiri " Hindise sharciyeedkan oo diyaarintiisu ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha wadday muddo dheer, waxaa uu ka mid yahay de daallo badan oo wasaaraddu galisay sidii dalka uu uga hanaqaadi lahaa nidaam diiwaan gelin madaniya oo casri ah,

Wasiirka Arrimaha Gudaha, ayaa sheegay in Hin dise sharciyeedkan uu hagayo siyaasadda Qaran ee diiwaan gelinta madaniga ah iyo tirokoobyada dhac dooyinka muhiimka ah si waafaqsan shuruucdii hore ee dalka, kuwaas oo dowladaha hoose ay gundhig u yihiin bixinta adeegan kaalinta dowladda federaal kuna uu u qeexan yahay si waafaqsan heshiiskii awo od qeybsiga ee golaha wada tashiga Qaran.

Wasiirka ayaa ka qeybgalayaasha kulankan wada tashiga ah kula dardaarmay in inta uu shirka socdo ay wax ku daraan, saxaanna si wada tashigan oo kama dambeys ah kadib loogu gudbiyo Baarlamaa nka federaalka Soomaaliya oo ka gudan doona waa jibaadka dastuuriga ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Magcaa bista Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib u eegista

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Sooma aliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay so ojeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federa alka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ee magacaabista xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka oo Kala ah:

1. M.dane Burhaan Aadan Cumar: Gudoomiye

2. M.dane Axmed Maxamed Jaamac; Xubin

3. M.dane Maxamed Cabdalla Saalax; Xubin

4. Marwo Farxiyo Muumin Cali; Xubin

5. .dane Maxamed Xasan Idiris; Xub inXubna ha Guddigan waxaa ansixiyey Golaha Shacabka ee BFS iyo Golha Aqalka Sare ee BFS kadib soojeedinta Golaha Wasiirada ee XFS, si waafaqsan habraaca ku xusan Dastuurka KMG ah.

Mdaxweynaha ayaa tilmaamay in xubnaha iyo guddoonka guddigan ay khibrad iyo aqoon durugsan u leeyihiin arrimaha dastuurka iyo caqabadaha ku xeeran dowladnimada Soomaaliyeed, waxa uuna xusay muhiimadda dhammeystirka dastuurku uu u leeyahay dowladnimada Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kula dardaarmay xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka dardar-gelinta shaqada baax adda leh ee hortaalla iyo in ay dhaxal wanaags an u reebaan jiilasha Soomaaliyeed, maada ama Dastu ur ka Federaalka Soomaaliya uu hagayo aayaha dalka.

DF Soomaaliya oo faah-faahisay weerarkii Al-Shabaab ee Daarunimca

Taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka Soom aaliyeed, General Maxamed Tahliil Biixi oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay weerar qaraxyo ku billowday oo ay Shalay Al-Shabaab ku qa adeen saldhig ciidan oo ku yaalla deegaanka Daa runimca oo ka tirsan gobolka Sha beellaha Dhexe.

General Biixi ayaa ayaa qiray in Al-Shabaab ay mar dambe u su uragashay inay gudaha u galaan qayb ka mid ah magaalada, wax aana uu tilmaamay inay kadib dileen dad shacab ah.

Taliyaha ayaa sidoo kale xusay in xerada la weer aray ay ku sugnaayeen ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda, balse ay gurmad ka heleen ciidanka Xoogga dalka.

"Xabaddu markii ay muddo hal saac ah socotay khasaare badana loo geystay waxaa u suuroobay iya ga inay magaalada dhinac gees ah kasoo galaan oo halkaas dad shacab ah oo guryahooda jooga ku laay aan, laakiin nasiib wanaag waxaa ku soo gaaray cii danka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gurmad ah,” ayuu yiri Taliye Maxamed Tahliil Biixi.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in markii dam be dagaalka lagu jabiyay xoogagii Al-Shabaab ee we erarka soo qaaday, ayna ka tageen meydad, hubna laga qabsaday.

"Intaas kadib ciidamada Xoogga dalka iyo ciidam adii deegaanka oo isla socda ayaa baacsaday, halk aas meydad ayey uga tageen, hubna waa looga qab saday khawaarijta, aadbaana loo xasuuqay, loona baabi’iyay,” ayuu markale hadalkiisa sii raaciyay.

Dhimashada ayuu xaqiijiyay inay gaareyso illaa 27 dagaalyahan, dhaawacana uu intaasi ka badan ya hay, sida uu hadalka u dhigay.

Xaaladda ayaa haatan degan, waxaana Daarunim ca haatan gacanta ku haya ciidamada huwanta, sida uu shaaca ka qaaday taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka.

"Hadda waxaa magaalada Daarunimca gacanta ku hayo ciidanka deegaanka iyo ciidanka Xoogga dal ka Soomaaliyeed” ayuu markale yiri taliyaha ciidanka dhulka.

Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda weerar kan ayaa dhankeeda shaaca ka qaaday inay ku di shay ugu yaraan illaa 20 askari, isla-markaana ay ku dhaawacday 10 kale.

Sidoo kale Al-Shabaab ayaa intaasi kusii dartay in ay gudaha u gashay xerada, isla-markaana ay gub tay laba gaari oo ay lahaayeen ciidamada dowladda

Si kastaba, mudooyinkii u dambeeyay ayaa kooxda Al-Shabaab waxay kordhisay weerarada ay ku bee gsaneyso saldhigyada ciidamada dowladda ee ku yaalla koonfurta iyo bartamaha waddanka Soomaal iya, kuwaas oo inta badan dhaca hal xilli oo ah aro ortii hore ee subax

Wasiirka Caafimaadka oo daah-furay qorshaha waxqabadka deg-degga ah ee ciribtirka dabeysha

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Dr; Cali Xaaji Aaden iyo la-hawlgal ayaasha Caalamiga ee hindisaha ciribtirka cudurka dabaysha(GPEI), oo ay ku jiraan Ururka Caafima adka Adduunka (WHO), UNICEF iyo CDC Ameerika ayaa si wadajir ah u daah-furay qorshaha waxqabad ka deg-degga ah ee ciribtirka dabeysha.

Isku-dubaridka dedaallada

ciribtirka Cudurka dabeysha ee ku aaddan yoolalka nidaamka Caafimaadka loo dhan yahay ayaa Soomaaliya si toos ah u ga billaabanaya guud ahaan, taas oo lagu sii xoojin ayo adeegga bixinta tallaalka joogtada ah.

Dhanka kale, waxaa dhinac socon doona nida amka la socoshada Cudur goobka ee baaritaannada shaybaarada iyo la socodka Cudurrada looga hortagi karo tallaalka maadaama ujeeddadu tahay xakam eynta faafitaanka cVDPV2, si goor hore looga jawa bo xaaladaha deg-degga ah. Arrintan ayaa horseedi karta ka jawaabista wax kasta oo mustaqbalka ah ee ku saabsan dabaysha iyo cudurrada kale ee laga hor tagi karo ee ka jira dalka isla markaana dhibaato ba ’an ku haya Bulsha waynta Soomaaliyeed, dhaqang elinta qorshaha kala guurka ee dabaysha ayaa noq onaya tallaabadii ugu fiicnayd abid maadaama Was aaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ay muhiimad gaar ah u lee dahay babaadinta Jiilka mus taqbalka dhow iyo kan fogba.

Dadaalladani waxa ay Soomaaliya ka taageeri doonaan sidii ay u gaari lahayd una waafajin lahayd shaqada hadda jirta ee ciribtirka dabaysha iyo himilo oyinkeeda horumarinta qaranka sida Qorshaha Hor umarinta Qaranka (NDP) –9, khariidad lagu gaaro caymiska Caafimaadka Caalamiga ah, Xidhmada Aasaaska Adeegyada Caafimaadka (EPHS) 2020, ajendaha 2030 ee horumarinta Joogtada ah iyo ajen daha tallaalka ee 2030-ka.

Nabadoon caan ahaa oo Shalay lagu dilay magaalada Muqdisho

Kooxo bastoolado ku hubeysnaa ayaa Shalay gu daha magaalada Muqdisho ku dilay Allah u naxariis tee Caaqil Muumin Cabdi Fiidow oo loo yaqiinay Muu min Gariig oo ka mid ahaa Nabadoonada ugu caan san magaalada Muqdisho.

Allah u naxariiste Nabad oonka ayaa dableyda hu beys neyd waxay ku dileen afaafka hore ee gurigiisa oo ku yaala xaafada Tarabuunka ee degm ada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Marxuum Muumin Gariig oo si weyn looga yaqii nay Muqdisho ayaa si gaar ah waxa uu ka mid ahaa waxgaradka deegaan ahaan kasoo jeeda gobolka Hiiraan.

Magaalada Muqdisho waxaa horay loogu dilay Na badoono iyo waxgarad kasoo jeeda gob olka Hiiraan, gaar ahaan Bee sha Xawaadle, wixii ka damee yay markii uu Hiiraan ka bilwooday dagaalka ka dhan ka ah kooxda Al-shabaab.

DF oo sheegtay arrin yaab leh oo ay sameeyeen shirkado u tartamaya adeegga Xajka

Guddiga tartanka adeegga Xajka sanadka 1444 /2023 ayaa weli wada hubinta iyo kala xulista shirkad aha sida saxda ah usoo buuxiyay shuruudihii ay hore u shaaciyeen, ee laga rabay shirkadaha doonaya u tartamida u adeegga Xujeyda Soomaali ye ed.

Wasaaradda Diinta & Awqaafta ayaa shaaci say in shirkadaha qaar ee soo xareystay tartanka adeegga Xujeyda Sooma aliyeed ay codsigooda ku soo gudbiyeen dukumtiyo been abuur ah, sida shati been abuur ah, sida ay xaq iijisay wasaaradda Ganacsiga.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo wasaradda Diinta iyo Awqaafta kala shaqeynayay hubinta iyo sugnaashaha dukumtiyada ganacsi ee shirkadaha soo gudbiyeen ayaa waxa uu sheegay in markii ay baaris ku sameeyeen shatiyada kadib ay usoo baxday in qaarkood yihiin been abuur, loo eek eysiiyay shati shaqeynaya.

"Waxaa u nimid Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo ku howlan shaqo aad u muhiim ah shacabka Soomaaliyeed, oo waxaa la hubineynay shatiyada ay shirkadaha kusoo dalbadeen adeeggaasi, waxaa isd ul-taagnay shatiyadaas oo qaar ka mid ah ay sax yih iin, qaarna been abuur yihiin,” ayuu yiri.

Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa "Waxaa uga dige yna shirkadaha been abuurka keena meelahan oo kale, waxaa uga digeyna inaysan markale ku soo qa ldamin. Ha ogaadan in wasaaradaha ay isla wad shaqeeyaan oo hadda ka dib halkaan la keeni doonin wax been abuur oo wax lagu soo dalban doonin.” Wasiirka ayaa shirkadahaas uga digay arrinta ay ku kaceen iyo kuwa kale ee isku-daya in dukumentiyo been abuur ah kusoo xareystaan tartan muhiim ah oo noocaan oo kale ah, "Wixii ay muteysan doonaan gadaal ayaa ka sheegi doona shirkadaha been abuur ka kusoo dalbaday.”

Guddiga tartanka adeega Xajka sanadka 1444/ 2023 ayaa kal hore soo bandhigay shuruudaha laga rabo shirkadaha soo xareysanaya tartanka adeegga Xujey da Soomaaliyeed, kuwaasi oo ka koobna dho wr iyo toban qodob oo ay ugu horeyso in Milkiilayaa sha shirkaddaha ay yihiin muwaadiniin Soomaaliy eed.

Shuruudahaas ayaa waxaa ugu muhiimsana in shirkadaha soo xareysanaya tartankaan ay yihiin kuwa ka diiwaan-gashan wasaaradda ganacsiga iyo wasaaradaha oo haysta shatiga wasaaradda oo aan dhacsaneyn iyo diiwaankooda hay’adda IATA. Xigasho:-Caasimadda.Net

Sacuudiga oo shaaciyey maalinta 1-aad ee Ramadaan

Boqortooyada Sacuudiga ayaa Shalayeyd ku dhawaaqday in maalinta Khamiista ay tahay maalinta 1aad ee bisha Ramadaan.

Sacuudiga ayaa sheegay in bisha aan la arkin kadib markii la baaray, sida lagu yiri bayaan kooban oo Shalay eyd soo baxay.

"Bisha Ramadaan lagama arkin Sacuudiga Shalay, sidaas darteed Khamiista 23-ka March 2023 waxay noqon doontaa maalinta 1aad ee Ramadaan.”

Guddiga culimada ee u qaabilsan Boqortooyada Sacuudiga xaqiijinta bisha Ramadaan ayaa sidoo kale sheegay in habeen dambe la bilaabi doono dukashada salaada taraawiixda.

"Salaada Taraawiixda ayaa si toos ah uga bilaaban doonta Labada Masjid ee Xaramka kadib Salaadii Cishaha ee habeen dambe.”

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Soomaali ya ayaan wali war kasoo saarin curashada bisha Ramadaan, waxaana loo badinayaa in wasaaradda ku dhawaaqdo in Khamiista ay soon tahay.

Dhammaan Bahda Wargeyska Mogadishu Times Daily NewsPepar waxay Curashada Bisha Barakey san ee Ramadaan ugu Hambalyeynayan Dhammaan Umadaha Muslimiinta ah, gaar ahaan Bulshada Soo maaliyeed meelkasta oo ay jooganba waxayna Alle ugu Baryayaan inuu kheyrka iyo Barakada ay leeda hay Bisha uu Alle ina waafajiyo Aamiin.Aamiin

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday daadad ka dhashay roob ka da’ay Baardheere

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad gobol eedka Jubbaland Mudane, Maxamuud Sayid Aadan ayaa uga tacsiyeeyay ehelka iyo qaraabada dadkii ku geeriyooday roobabkii daadadka watay ee ka da ’ay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, isagoo caafimaad u rajeeyay dadkii ay waxyeelladu kasoo gaartay musiibadaasi.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka in ay taxaddar muujiyaan xilliyada ay roobabka xooggani da’ay aan, isagoo dhinaca kale ugu baaqay hay’adaha dowladda iyo kuwa caa lamiga ahba in ay gurmad degdeg ah u fidiyaan shac abka magaalada Baardheere ee ay waxyeellada ka soo gaartay daadadka ka dhashay roobabka mahii gaanka ah ee ka curtay degmadaasi.

Hadalka Madaxweyne ku xigeenka ayaa imanaya markii ay duleedka magaalada Baardheere ee gobol ka Gedo ku geeriyooden 9 qof, kuwaas oo ay la dun tay Buundo ay isticmaalayeen xilli uu da’ayay roob mahiigaan ah.


ISKU DIYAARINTA IYO SOO DHOWEYNTA BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN

ألسلام عليكم ورحمت ألله وبركات

Marka hore waxaa mahadleh allah oo inaga dhigay dad muslimiin ah.

Cibaadooyinka Allah dhammaantood waa in la isku diyaariyo,qofka marka uu tukanayo waa in uu marka hore isku diyaariyaa salaadda,sidaas oo kale ayaana xajka iyo soonkuna la isku diyaariyaa,waxaase nasiib xumo ah in dadka qaarkii aysan isku diyaarin salaa dda iyo soonka iyo xajka,waxaadse arkaysa iyagoo isku diyaarinaya xafladaha iyo aroo syada iyo meelaha munkarka lagu hayo.

Labada sheekh saxiixoodu waxaa ku xusan xadiis uu soo weriyay Cumar bin Al-Khadha ab Allaha ka raalli noqdee,kaasoo sheegaya in neb iga s lallallaahu caleyhi wasallama uu yiri: islaamku wuxuu ku taagan yahay ama uu ku dhisan yahay shan tiir,kuwaasoo kala ah: qirashada Allah,macnaha in Allah keligiisa la caabudo iyo in Muxammad uu yahay rasuulkii Allah,oogidda salaadda,sakada oo la bixiyo,xajka oo la aado,qofkii awooda iyo bisha rama daan oo la soomo.

Towbada iyo denbi dhaafka Allah la weydiisanayn o ayaa nagu waajibta in aan soonka ku soo dhow eyno,soo dhoweyntaasina waxaa laga doonaya rag iyo dumarba,qof kastana waxaa looga baahan yahay in uu badiyo nooc kastoo khayr ah,laakiinse haddii ay dhacdo in maalintii oo dhanna ay haweenayda jikada ama madbakha ku jirto oo cunto karis uun ku ma shquulsan, ninkuna uu iska jiifo,waxaa hoos u dhaca ya ajarkii soonka,waxaa kaloo loo baahan yahay in la ga haro lagana towbad keeno cudurrada na dilay oo ajarkeena cunayo sida:separateka iyo cunista qaad ka,Allah wuxuu yiri:towbad la imaada dhammaantiin, macnaha xagga Rabbi u noqda kulligiin (suuradda Annuur,aayad lambar 31),saxiixul Bukhaarina waxaa ku xusan, xadiis uu soo weriyay abu Hureyra Allaha ka raalli noqdee kaasoo sheegaya,in rasuulka sallal laahu caleyhi wasallama uu yiri:magacii Allah baan ku dhaartaye,anigu waxaan maalintii Allah denbi dha af iyo towbadba weydiistaa in ka badan 70 goor.

Sidii loogu waajibiyay dadkii ka horreeyay muslim iinta,ayaa muslimiintuna loogu waajibiyay in ay soo maan,Allah wuxuu qur’aankiisa kariimka ah ku yiri: kuwii xaqa rumeeyay,macnaha kuwii Allah iyo rasu ulkiisa aaminay,waxaa la idinku waajibiyay in aad soontaan sidii loogu waajibiyay kuwii idinka horree yay,waxaadna mudan tihiin in aad dhowrsataan oo aad Alle ka baqdaan (suuradda Al-Baqara,aayad lam bar 183).

Soonku ma’ahan oo keliya in laga soomo cu nto,cabbid, inta la sooman yahay iyo hadallada xun xun ku dhawaaqiisa,sida xanta,beenta iyo isku dir ka,xataa qofkii ku soo gardarraysta ama afkiisa wax xun kaaga yiraahdo,waa in aad ku tiraahda waan soo manahay, macnaha ma karo in aan ku caayo ama in aan kula dagaallamo soonka daraadii,

waxaa iyana la arkaya in dadka qaarkii marka la gaaro bisha ramadaanka ay dhinac iska dhigayaan wax kasta oo howl ah,waxayna waqtiga ku luminay aan hurdo badan iyo cayaar badan,

Allahayow,adduunka iyo aakhiraba wanaag nagu siia,cadaabtanaartana naga fogeey.Aamiin..

Sarkaal AL-SHABAAB u qaabilsana diiwaan-gelinta ganacsiyada oo la xakumay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Shalay xukun ku riday Cali Abuukar Jimcaale Rooble oo lagu helay in kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa diiwaan-gelinta ganacsiyada cusub iyo sahmintooda.

Cali Abuukar ayaa waxaa loo soo xiray 3-dii bishii November ee sanadkii hore kamid ahaanshaha kooxda Al-Shabaab, waxaana uu sidoo kale kamid ahaa qeybta Amniyaadka, sida ay sheegtay maxka madda ciidamada qalabka sida. Ninkaan ayaa wa xaa la sheegay in reerkiisa u dhoofiyeen dalka South Africa 2010-kii sanad kadib markii uu ku biiray Al-Shabaab, laakiin toddoba sano kadib dabayaaqadii 2017 ayuu kusoo laabta magaalada Muqdisho, isaga oo aysan waxba iska bedelin fikirkiisi.

Markaas kadib waxay kooxda u wakiilatay Cali dii waan-gelinta ganacsiyada cusub iyo sahmintooda, ayada oo mar kale ay ku celisay tababar lagu barayo isticmaalka hubka, sida ay sheegtay xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada qalabka sida.

"Waxaa lagu ogaaday baaritaanka hay’adaha Amni ga in maalmo uu la qaatay Cali Jabhad horjooge lagu magacaabo oo hareeraha Jilib-Marko ku dhuumaal aysata.”

Dalabka xeer ilaalinta ee ahaa maxkamad qaadi sta Cali Abuukar Jimcaalle ayuu garsoorka ogola aday 4-tii March ee sanadkan.

Garsoorka ayaa sheegay in waqti ku filan uu siiyay dhinacyada dacwadda, ayada oo habraacii maxka madeed kadib ku xukuntay Cali Abuukar Jimcaalle Rooble 8 sano oo xabsi ciidan ah.

Ninkaan ayaa haysta fursad uu ku dalban karo Raf caan, sida uu warbaahinta u sheegay G/le Maxamed Cabdi Muumin oo ka tirsan heerka 1-aad ee maxk amadda ciidamada qalabka sida.

Dad ku dhaawacmay dagaalka Magaalada Laas-Caanood oo la keenay Muqdisho

Hay’adda Maareynta musiibooyinka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Magaalada Mu qdisho keentay 17 Ruux oo kamid ah dadka ku waxy eeloobay dagaallada ka socda magaalada Laas-Ca anood ee Xarunta Gobolka Sool.

Dadkaan ayaa

diyaarad waxaa ay kasoo qaaday Garoonka diyaaradaha magaalada Garo owe ee Xaru nta Gobolka Nug aal, waxaana markii la keenay Magaalada Muqdisho si deg deg ah loogu gudbiyay qaar ka mid ah Isbitaallada kuyaalla Magaalada Muqdisho.

Maareeyaha Xarunta Qaran ee gurmadka deg de ga ah ee Hay’adda Maareynta musiibooyinka dowlad da Xasan Ciise oo Warbaahinta la hadlay ayaa she egay in dadka dhaawacyadooda ay yihiin kuwo cul us, isla markaana Muqdisho daryeel caafimaad loogu sameyn doono.

Waa markii Afaraad oo Hay’adda maareynta musi ibooyinka dowadda Federaalka Soomaaliya ay M/ Muqdisho keento qaar kamid ah dadkii ku dhaawac may dagaallada ka socda Magaalada Laas-Caanood ee u dhaxeeya Ciidamada Somalil and iyo dadka degaanka ee la Magac baxay SSC.

Somalia oo sanadkii tegay ay 43,000 qof ugu dhinteen…

DFS & hay’adaha QM ee caafimaadka iyo darye elka caruurta ee kala ah WHO iyo UNICEF ayaa sha aciyay in abaarta Sooma aliya sannadkii hore ay ku dhinteen illaa 43-kun oo qof.

Warbixinta ayaa lagu shee gay in kala-badh ay yihiin carruurta geeriyootay, kuwa asi oo ay da’doodu ka yar tahay shan sano, sida lagu yiri warbixintaan.

Tirada la shaaciyay ee dad ka ku dhintay abaarta Soomaaliya ayaa ka badan in tii la filayey.

"Markii ugu horeysay qaab qiyaas ku saleysan ay aa laga soo saaray isla daraasadan si loo suurag aliyo dhacdo la filan karo oo loogaga hortago dhimas hada abaarta la xiriirta, sadaashan oo u dhaxeysay Janaayo illaa June 2023 ayaa ku qiyaastay in boqol iyo shan qof ay u dhiman karaan maalin kasta dhib aatadan.”

Qiyaasaha daraasadan waxay muujinayaan in dhibaatada ay kasii daran tahay tii abaareed ee 2017 iyo 2018-ka."2023 heerka dhimashada ayaa la saadaalinaya in uu gaaro 0.42 dhimasho ah tobankii qofba bisha June ee sanadkaan,” sida lagu yiri dara asada ay sida wada-jirka ah u soo saareen Soomaali ya iyo hay’addaha QM ee caafimaadka iyo dayeelka caruurta ee WHO iyo UNICEF.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan oo arrintaan ka hadlay ayaa muujiyay walaac xooggan ka muujiyay xaaladda abaareed ee dalka, isaga oo xusay in haddii la waayo samata-bixin deg deg ah ay sii kordhi karto tirada dhimashada ee sab abto dhibaatadan.

"Waxaa sii wadeyna in aynu ka waalacno heerka iyo baaxada saameynta caafimaadka bulshada ay ku yeelaneyso dhibaatada cunada ee sii-daba dheeraa tay ee Soomaaliya, islamarkaana waxaa ku rejo wey nahay in haddii aan sii wadi karno tallaabooyinka caa fimaadka joogtada ah iyo ka jawaabida arrimaha bini’ aadanimo si loo badbaadiyo nolosha iyo ilaalinta caa fimaadka kuwa nugul waxaa dib u riixi karna khatarta macaluusha iyo dhimash ada, haddii la waayo taas dadkan naftooda ayay ku weynayaan.”

"Sidaas darteed waxaa ku boorineyna dhamaan bah-wadaagtayada iyo deeq bixiyaashu inay sii wada an taageerada waaxda caafimaadka iyo dhismaha nidaam caafimaad oo adkeysi laheyn oo u adeega qof walba oo inyar u adeegayn.”

Wakiilka WHO oo isagna ka hadlay natiijada daraas adan ayaa yiri "Waxaa la tartamayna waqtiga si aan u badbaadino nafaha laga fogaan karo inay baxaan. Waxaa aragnay dhimashad aiyo cudurka inay soo baxnaaa marka gaajada iyo cunada ay sii dheeraa dan, waxaa arki doonaa dad badan oo u dhimanaya cuduro marka la eego gaajada iyo nafo xumada oo isbiirsaday haddii aan hadda wax laga qaban.”

Dr. Maalik ayaa intaas sii raaciyay "Qiimaha wax qa ban la’aantayadu waxay ka dhignaan doonta in nafto oda ku waayi doonaan caruurta, haweenka iyo dadka kale ee jilicsan inaga oo rejo la’aan ah, marqaatina ka ah masiibada dhaceysa. Laga soo bilaabo billo wgii abaarta WHO waxay si cad u sheegtay in abaar tu tahay dhibaato caafimaad oo lamid ah dhibaato oyinka cunada iyo cimilada.”

Waalaca u weyn ee WHO ayaa ah in laga hortago dhimashada xad dhaafka ah ee si toos ah ama si dadban loogu aaneyn karo abaarta, ayada oo si gaar ah diirada loo saarayo haweenka iyo caruurta ka yar shanta sano.

Si kastaba, Soomaaliya ayaa waxaa ka jirta abaar saameyn taban ku reebtay in ka badan 8 Milyan oo ruux, oo ay kamid yihiin 2.5 Milyan oo xaalad nafaqo darro ku heysato gobolada dalka.

Dad ku dhintay daadad kusoo rogmaday Baar dheere

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee Soomaa liya ayaa sheegaya, in ugu yaraan sagaal qof ay dhi nteen kadib markii uu la tagay daad ka soo rogm aday tog ku yaala degmada Baardheere, sida ay BBC-du ka soo xigtay maamulka deegaanka.

Daadka soo rogmaday ayaa ka dhashay roobb ab maahigaan ah oo Habeen hore dhawr saacadood oo xiriir ah ka da’ayay magaalada Baardheere iyo nawaa xigeeda.

3qof oo kale ayaa ku dhaawacmay daaddadka magaalada ku soo rogmaday, iyadoo sedex qof oo kalena wali lagu la’yahay togga ay ku dhaceen.

Deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Gedo waxa Habeen hore ka da’ay roobka guga, kaasoo dadka iyo duunyaduba ku diirsadeen.


Askari Booliis ah oo lagu dilay magaalada Harg aysa

Askari ka tirsan Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa lagu dilay magaalada Hargaysa, xili uu howlgal ku jiray sida booliisku sheegay.

Cabdillaahi Cali Axmed oo ka tirs ana qaybta booliiska bariga Harg aysa, ama saldhiga booliiska ee Macalin Haaruun, ayaa lagu dilay magaalada Harg aysa, isla markaana afhayeen booliiska u hadlay, ay aa sheegay in lasoo qabtay eedaysanihii dilka gay stay.

"Askariga eedaysanihii dilay gacanta ayaa lagu soo dhigay waana xidhanyahay, kiiskiina waa la baa dhayaa, ninka dilka ku eedaysani ma fakan, in badan ayaa la raadiyay Habeen horeto Shalay waa ku dha waad kii ayaa la helay CID-da ayuu ku xidhanyahay, maxkamada ayaana loo gudbinayaa Shalay ama berri" ayuu yidhi.

Waxa uu sheegay in marxuunka gacan ka xaqd arani dishay isaga oo shaqo ku jira, isla markaana la hayo markhaatiyo, waxa kale oo uu beeniyay war arka sheegaya in aano qabiil ahaan loo dilay askar igan oo kasoo jeeda gobolka Sool.

"Dilka askarigaasi waa dil si caadi ah u dhacay, kama muuqato in qabiil loo aaneeyay, ama loo dilay, sida baadhistu muujinayso, waxaanu ka digayna dad ka si kale u dhigaya ee leh qabiil ayaa loo aaneeyay oo loo dilay" ayuu yidhi.

Taliyaha ayaa sheegay in askari uu ka tirsanyah ay booliiska isla markaana uu booliiska xaq ugu leey ahay in loo qabto eedaysanaha oo cadaalad loo mar iyo

Duufaanta Freddy: In ka badan 400 qof lagu la’yahay Malawi

Mas’uuliyiinta dalka Malawi ayaa sheegay inay ko rodhay tirada dadka la la’yahay kadib duufaanta lo ogu magac daray Freddy ee ku dhufatay halkaas, il aa iyo hadda waxaa la waayay 427 qof xilli dalal ba dan ay gargaar banii’a ada nimo gaarsiinayaan Malawi.

Waaxda maareynta masiib ooyinka ee Malawi ayaa Isniin tii sheegtay in ay soo gaartay warbixinnada lagu qiimeynayo 15 gobol ay saamey say duufaanta.

Dalal dhowr ah oo ay kamid yihiin UK, Tanzania iyo Zambia ayaa koox u diray diray Malawi si ay uga qeyb qaataan howlaha lagu samatabixinayo dadka.

Waa markii labaad oo bil gudaheed ay duufaantan ku dhufato dalalka Mozambique iyo Malawi,waxay duufaanta burburisay guryo badan , waxaana sidoo kale ka dhashay fatahaado.

Shirkadda Amazon ayaa dhimaysa 9,000 oo sha qo, iyadoo hore u dhintay 18,000 oo shaqo

Shirkadda Amazon ayaa qorshaynaysa inay todd obaadada soo socda ay shaqada ka erido in ka ba dan 9,000 oo shaqaale ah, sida laga soo xigtay maa mulaha sare ee shirkaddaas Andy Jassy oo qoraal la wadaagay shaqaalaha maalinimadii Isniinta.Tallaab adan ayaa noqonaysa,

shaqo dhimistii labaad ee u gu ballaadhnayd ee ay abid sa mayso shirkadda Amazon, iyada oo hore shaqada uga fadhiisisay illaa 18,000 oo shaq aale ah. Shirkadaha waaweyn ee dhinaca teknooloji yadda ayaa ku dhawaaqay inay sannadkan dhimi do onaan kumanaan shaqaal ah. Qoraalka uu shaqaal aha la wadaagay maamule Andy Jassy ayaa sidoo kale sheegay in bishan la dhamaystiray wejiga lab aad ee qorshe sannadeedka shirkadda, kaasoo hor seeday in shaqada laga fadhiisiyo shaqaale kale .Wu xuu sheegay inay weli shirkaddu sii wadayso inay meelaha qaarkood u qorato shaqaalaha looga baah an yahay. Bishan bilawgeedii waxaa shirkadda Amaz on ay ku dhawaaqday inay hakinayso dhismaha xaru nteeda guud ee ay ka dhisanaysay gobolka Virginia, inkasta oo wejiga 1aad ee dhismahaasi uu dha maystirmay, kaasoo la filayo inay shirkaddu ku qaa dato illaa 8,000 oo shaqaale ah, marka la dhamayst iro bisha June. Shirkadda Am azon waxaa u shaq eeya illaa 1.6 million oo qof. AP

Kenya oo shaacisay khasaaraha dhaqaale ee Dorraad oo keliya soo gaaray

Madaxweyne Kuxigeenka Kenya, Rigathi Gacha gua ayaa sheegay in dibadbaxyadii rabshadaha wa tay ee Isniintii ka dhacay Magaalada Nairobi ay sab abeen khasaare maaliyadeed oo soo gaaray dhaqa alaha dalkaasi.

"Goobo badan oo ganacsi oo ku yaala suuqa bart amaha ee Magaalada Nairobi ayaan la furin, sababo ku aaddan cabsi laga qabo dhac iyo burbur hantiyadeed.” Ayuu yiri Mada xweyne Kuxigeenka.

Madaxweyne Kuxigeenka ayaa xusay in Kenya ay Dorraad oo keliya khasaartay lacag dhan, shan iyo toban milyan oo dollarka Mareykanka ah ($15M).

"Ganacsi la’aanta soo food-saartay suuqa bartam aha ayaa sababtay in dalka uu lumiyo ku dhawaad la ba bilyan oo lacagta shilinga Kenya ah, lacagtaas oo ahayd inay ku meereysato dhaqaalaha.” Ayuu yiri Madaxweyne Kuxigeenka.

Isbahaysiga Mucaaradka oo dibadbaxaan ka dhigay bartamaha Nairobi ayaa sababay in ay isku dhacaan taageereyaashooda iyo ciidamada amniga.

Rigathi Gachagua, Madaxweyne Kuxigeenka Kenya ayaa Siyaasiyiinta Mucaaradka ugu baaqay in ay joojiyaan rabshadaha.

Hoggaamiyaha Mucaaradka dalkaasi, Raila Odi nga ayaa ku goodiyay in uu hadda uun bilow yahay dagaalka, Isniin kastana ay dalka ka dhigi doonaan dibadbaxyada, illaa iyo inta dadka dalkaasi ay xuquu qdooda ka helayaan, sida uu yiri.

"Weli la isma gaarin, dagaalku wuu bilowday, Isn iin walba dibadbax ayaan dhigi doonnaa. Si fiican u maqla hadalkayga, dagaalku waa bilow, mana ahan mid dhammaan doona, illaa iyo inta shacabka Kenya ay xuquuqdooda ka helayaan.” Ayuu yiri Raila Odi nga.

Dibadbaxyadii rabshadaha watay ee Dorraad hareeyay Caasimadda Nairobi ayaa hakad-geliyay dhaqdhaqaaqii guud ee magaaladaasi, iyada oo gan acsataduna ay walaac ka muujiyeen hadalka Odinga, ee ah in maalin kasta oo Isniin ah ay dibad baxyada qaban doonaan.

Si kastaba ha-ahaatee xaaladda Magaalada Nair obi ayaa Shalay degan, waxaana dib loo furay goob aha waxbarashada, iyadoona dhaqdhaqaaqii dadka iyo gaadiidka ay sidoodii hore ku soo laabteen.

CUNTO KARIYIHII HORE EE PUTIN, HADDANA TALIYE SARE OO LAGA CABSADO

Bilyaneer Yevgeny Prigozhin, Aas-aasaha kooxda Wagner Yevgeny Prigozhin wuxuu si wayn uga soo ifbaxay duulaanka Ruushka ee Ukriane, isaga oo madax u ahaa koox calooshood u shaqaystayaal Ruush ah oo meelo muhiim ah dagaalka uga jiray.

Ninkaan kuma cusba maxabiista Ruushka, wuxuu ciidan ahaan u qortay kumanaan da mbiilayaal ku xirnaa xabsiyada Ruushka, si ay uga mid noqdaan kooxdiisa Wagner – isaga oo aan u eeg eyn sida ay u xumaayeen dambiyadii ay geysteen – marba hadii ay uga dagaalmayaan Ukraine

Ka hor inta uusan Ruushku bilaabin dagaalkii ugu xumaa ee Yurub tan iyo dagaalkii labaad ee dunida, Prigozhin waxaa lagu eedeeyay farogalinta doorash ooyinka Maraykanka iyo balaraarinta saameynta Ru ushka ee Afrika.

Sidee ninkan bilow mugi badan leh uu u yeeshay saameyn nuucaan ah iyo sumcad xun oo aad looga cabso.

BilowgiisiiYevgeny Prigozhin wuxuu ka soo jee daa St Petersburg, oo ah isla halka uu ka ymid Vla dimir Putin.Xukunkiisii maxkamedeed ee ugu horeey ay wuxuu ku dhacay 1979 kii, isaga oo 18 jir ah, tuu ganimo ayaa loo xiray laba sano iyo bar. Laba sano kadib waxaa lagu xukumay 13 sano oo xabsi ah, kadib markii lagu eedeeyay dhac iyo tuuganimo, sa gaal sano oo kamid ah mudadaas wuxuu ku jiray xabsi.

Kadib markii laga soo daayay xabsiga, Prigozhin wuxuu aasaasay miisas badan oo lagu iibiyo hilbka lo'da oo la shiilay gudaha magaalada St Petersburg. Ganacsigii ayaa u bulaalay, sanado gudahood ayuu magaalada ka furtay maqaayad wayn oo qaali ah.

Yevgeny Prigozhin iyo putin XIGASHADA SAWIRKA, REUTERS Qoraalka sawirka,

Yevgeny Prigozhin (bidix) oo la sawiray isaga oo qidmeynaya Putin sanadkii 2011 kii.

Halkaas ayay ka bilaabatay xooggii iyo sareyntii uuu ku yeeshay St Pete rsburg kadibna Ruushka oo dhan. Mid kamid ah maqaaxiyahiisa oo la dhihi jiray New Island, waxay ahayd doon dul sabeyn eysa wabiga Neva. Vladimir Putin ayaa aad u jeclaa – markuu madaxweyne noqday kadib, wuxuu bilaa bay inuu halkaas geeyo martidiisa dibadda ka timaa da. Sida ay u badan tahayna waa halka ay ku kulm een labada nin.

"Valdimir Putin… dhib uma arkeyn inaan saxam ada cuntada u geeyo marti sharafta,” Prigozhin ayaa ku yiri wareysi. "Waannu kulanay mar uu la yimid ra’ iisyul wasaaraha Japan Mori.”

Yoshiro Mori wuxuu booqday St Petersburg bishii Aprill ee sanadkii 2000, bilowgii xukanka Vladimir Putin.

Putin wuxuu aaminay Prigozhin ilaa uu kala qayb galay xafladda dhalashadiisa oo ka dhacday maqaayadda New Island sandkii 2003 dii.

Sanado kadib, shirkadda cuntooyinka diyaarisa ee Prigozhin ayaa heshiis lagula galay in ay cunto geyso aqalka Kremlin ka ee Ruushka looga taliyo, isaga oo qaatay naaneysta ah, "cunto kariyaha Pu tin”. Shirkadaha uu leeyahay Prigozhin sidoo kale wa xay ku guuleysteen qandaraasyada cunto u daabul idda milatariga Ruushka iyo sidoo kale iskuuladda ay dawladdo maamusho.

Wagner

Sanadkii 2014 kii, markii Ruushku ku duulay Ukraine, ayay muuqatay in Prigozhin uusan ahayn ganacsade iska caadi ah. Shirkad qaas ah oo milat ari oo xiriir isaga la leh ayaa la soo wariyay in ay ciid amada Ukraine kula dagaalameyso bariga gobolka Donbas.

Sida caadiga ah waxaa loo yaqaannaa Wagner – kadib markii magaca afgarashada ah uu isticmaa lay mid kamid ah taliyaasheedii ugu horeeyay. Wax aa la sheegay inuu jeclaa Naazigii Jarmalka, taas oo shaqadii hal abuurkii qarnigii 19 aad u leexisay sa meynta borobogaandooyinka.

Ka badlista nidaamka Naaziga Ukraine, wuxuu ka mid ahaa waxaa yabihii madaxweyne Putin u kiciyay duulaanka uu ku qaaday Ukraine2022 kii.

Ciidamada Ukraine oo iska difaacaya kooxda Wag ner

.XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Qoraalka sawirka,

Ciidamada Ukraine oo iska difaacaya kooxda Wa gner aagga Bakhmut.

Marka laga soo tago Ukraine, Wagner waxay ka hawl galayeen Afrika iyo meelo ka baxsanba, waxay qabanayeen hawlo taageeray ay qorshayaasha aqalka Kre mlin ka - oo ay kamid ahaay een taageerada nidaamka ma amulka Bashar al-Assad ee Siiriya iyo la dagaalanka saameynta Faransiiska ee Mali.Waqti kadib, kooxda calooshood u shaqystayaa sha waxay noqdeen kuwa caanku ah arxandarro oo laga baqo. Xubnaha kooxdaan aya lagu eedeeyay in ay buris la dhaceen maxbuus siiriyaan ah oo ay qabteen, kadibna madaxa ka jareen, kadibna jirkiisa gubeen 2017 kii.

Sanadkii xigay, saddex wariye Ruushka u dha shay ayaa la dilay iyaga oo baaritaan kuwada joogi sta kooxda Wagner ee waddanka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe XIGASHO:-BBC

'WAXAAN KU SASABAA BERRI AYAAN IDIIN GADI DOONAA - ANIGOO IS LEH WAY HILMAAMI DOONAAN'

Sawirka gabadha Hay’ad dhaqaalaha ka takuleysa muslimiinta ku dhaqan Ingiriiska ayaa sheegtay in ay tir ada ka bateen dadka caaw imada dal banaya. Codsi ya da gunnooyinka ayaa gaar ay heer aan la saadaalin eyn, sida ay sheegtay Hay’a dda Sakooyinka Qa ranka.

"Waa arrin adag,” ayuu yiri Dr Sohil Hanif, madax ha y’adda. "SHeekooyinka ay nala wadaagayaan dadka qaar, waxaad moodaa dad goob dagaal ka soo baxay, ma aamineysid in ay Ingriiska joogaan.”

Hay’adda ayaa tiri codsiyada caawimaadda ayaa ca gcageynaya ilaa 2,000 oo codsi bishii, ku dhawaad waa laba u jibaar tirada sanadkii hore.

‘Noloshu ma sahlana’

Baarliin Maxamed, waa hooyo shan carruur ah hay sata, waxay sheegtay in deymo badan lagu yeeshay ka dib markii ay biilasha iska bixin waysay.

Qoyskeeda todobaadkii waxaa ku baxa £236 pound. Wa xay bixisaa todobaadkii £66 oo kiro ah, iyo ugu yaraan £50 todobaadkii oo gaas iyo koronto ah. Sida caadada ah inta aan isbuucu dhamaan ayay lacagtu ka dham aataa.

"Noloshu hadda ma sahlana,” ayay tiri, isaga oo wiil keeda ugu yar Cali oo laba jir ah, uu qolka ku dhex ciy aarayo. "Caruuteydu ma fahmi karaan xaalka – markay qaboow dareemaan kuleyliyaha ayay iska shitaan. Wa xay I waydiiyaan ‘waxaas iyo waxaan ma noo iibin kar taa’ inta badan waxaan dhahaa berri ayaan idiin iibin doonaa, waxaanan rajeeyaa inay iska ilaabaan.”

Todobaakii waxay kartoon raashin ah ka heshaa Gi ve a Gift, balse walwalka ayaa ah daymaha lagu leeya hay. "Inta aan awoodo ayaan bixiyaa, balse cadadka u gu yar ayay noqotaa bilwalba, dulsaarkuna waa sii bat aa. Niyadda ayaan ka xumaadaa. Habeenkii si wacan uma seexdo.”

"Waxay ila tahay hadaan dhinto, in ilaahey I waydiina yo lacagtaas. Yaa iga bixin doona?”

Sawirka gabadhaQoraalka sawirka,

Berlin, hooyo shan caruur ah haysta, waxay ka walwalsan tahay daynta ku sii badaneysa.

Warbixin uu bishii January sii daayay Xafiiska Tirakoobka Qaranka ayaa tibaaxeysa in 26% guryaha Eeshiyaanka iyo 46% dadka lagu qeexo "qowm iyadaha kale” in si uun ay uga walwalsan yihiin ama aad uga walwalsan yihiin cunto yari. Guud ahaan tirada dad ka walwalkaas qaba Ingiriiska waa %15.

Tirooyinkaan la shaaciyay dabcan ma sheegayaan kala duwnaasho culus bolshooyinkaas dhexdooda – ba lse hay’ado ayaa sheegay in dadka ka soo jeeda Ban glashi, Pakistan iyo Afrika ay aad u dhiban yihiin.

'Dhibaato waawayn oo haysta bulshooyinkaan'

"heerka baahida hadda aad ayuu uga badan yahay xilli gii caabuqa,” waxaa sidaas yiri Sufia Alam oo maam usha kaydka cuntada ee Xarunta Maryam, oo qayb ka ah masaajidka Bariga London.

Masaajidka ayaa bilaabay cunto qaybin waqtigii Covid 19 kadibna joojiyay shaqada sanadkii hore, balse sicir-bararka samada isku shareeray ayaa hadda ma shquulkoodii hore ku celiayay.

"Dhibaatada ka dhaltay sicir-bararka ayaa ah tan ugu weyn ee bulshadaan,” ayay tiri Alam. "Tani waa bulsho waligeed faqri ahayd, ku nooleed guryo cariiri ah oo dadkii ka bateen, oo shaqo la’aan ahaa. Hadda waxaa ba uga daray wax walba oo qaaliyoobay.”Sawirka Sufia

Qoraalka sawirka,

Sufia Alam oo maamusha kaydka cuntada ee Xarunta Maryam, oo qayb ka ah masaajidka Bariga London.

Marka laga soo tago dalabaadka ku soo dhacaya, hay’adaha qaarkood waxay aaminsan yi hiin In baahida ugu wayn ay qabaan muslimiinta qaar oo ceeb u arkaya in ay wax waydiistaan dadka.

Hay’adda Sakooyinka Qaranka, oo lacagta ugu badan ee soo gasha aruurisa bisha Ramadan, oo bilaaban do onta 22 ka Bishan Maarso, ayaa sheegtay in muslimiinta Ingiriiska ay sadaqo siiyaan dadka ku dhibban wada mada fogfog.

Muslimiin badan oo ku sugan gudaha aya bilaabay in ay garowsadaan in ay jirto baahi badan oo ay qabaan dadkooda kula nool waddanka, waxaa intaa raaciyay Dr Hanifa, sadaqadu way siyaaday sanadkii hore.

Balse cabsi ceebeed ayaa ku jirta kuwa badan. "Wax ce eb ah ma leh in aad caawimaad dalbato, taasi waa farii nteenna,” ayuu ku daray. .XIGASHO:-BBC

YAA MAS’UUL KA AH XASUUQA LAGU HAYO MUSLIMIINTA AXMADIYA EE PAKISTAN?

Bulshada Axmadiya ayaa la kulma dhibaatooyin joogto ah XIGASHADA SAWIRKA,SHUMAILA JAFFE RY/ BBC 20 Maarso 2023, 10:46 EAT Bishii Agoosto 12, 2022, Naseer Axmed ayaa socod goor subax ah ku soo maray Rabwah, oo ah magaalo ku taal Bartamaha Punjab, Pakistan. Waxay ahayd maa lin Jimce ah, markaas ayuu aaday qabuuro ay ku aasanyihiin dad ay eh el yihiin si uu qur’aan ugu soo aqriyo.

Markii uu ka soo laabtay xabaalaha, Naseer waxa uu dhowr daqiiqo ku hakaday qof ay is ga ranayeen. Naseer oo sheekada ku mashquulsan ayaa waxaa u yimid nin gar leh oo xiran kamiis cad.

Nin kii ayaa hadalka ka dhex galay oo ku yiri "Ma Axmadiye baad tahay?" Isla markiiba Naseer madaxa ayuu ruxay wuxuun raaciyay "Haa waan ahay” ninkii mindi ayuu ku weeraray markaa kadib.Intii u weerarku socday ninku wuu qaylinayay .

Xoogaa kadib waxaa isla goobta lagu qabtay ninkii weerarka geystay oo isna qirtay dambigiisa. Hadda wax aa ku socota maxkamad.

'Ma sheegi karno cidda aan nahay'

Dowladda ayaa magaca magaalada Rabwah u bedde shay Chenab Nagar. Magaaladan waxaa lagu tiriyaa inay tahay xarunta Jamaacada-Axmadiya.

Inta badan dadka halkan ku nool waa Axmadiyiinta. Wax ka bedel lagu smaeeyay dastuurka ayaa lagu shee gay in ay yihiin dad aan muslim ahayn.

Ilaa 4 milyan oo muslimiin ah ayaa ku nool Pakistan. 1889kii, bulshada Axmadiya waxaa laga aasaasay tuulo la yiraahdo Qaadaan. Tuuladan hadda waxay ku taal Punjab, dhanka Hindiya..

Sababtoo ah waxaa jira farqiga u dhexeeya dhanka caqiidada Muslimiinta Axmadiya, Muslimiinta Sunniga ah iyo Shiicada.

Sannadkii 1974kii, dawladdii Zulfikar Ali Bhutto ee Pakistan waxay soo bandhigtay isbeddel dastuuri ah oo ay ku sheegtay Axmadiya inay yihiin dad aan muslim ah ayn. 10 sano ka dib, intii lagu jiray xukunkii Zia-ul-Haq, waxaa la hirgeliyay amar sharci ahaa oo sii xaddidaya bulshada Axmadiya.

Gabadhan waxaan u bixinay magaca Rabiya oo aan ahay keeda runta ah

XIGASHADA SAWIRKA,SHUMAILA JAFFERY/BBC

Gabar uu dhalay Naseer Axmed oo lagu magacaabo Rabiya ( magacaas oo aan ahayn keeda runta ah) ayaa sheegtay in markii aabbaheed u bax ay socodkiisii sub



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip