Ciidanka milatariga iyo ciidanka deegaanka ayaa wararku sheegayaan in ay iska difaaceen weerarkan culus oo Al Shabaab kusoo qaadeen, waxaana deegaanka Daaru-Nimca ka dhacay dagaal culus oo Al shabaab hub badan looga furtay.

Saraakiisha ciidanka milatariga Soomaaliya iyo maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in ciidanka huwanta ah ee ku sugan deegaanka Daaru-nimca iney dileen dagaalyahano badan oo Alshabaab katirsan

Al Shabaab ayaa weeraro qaraxyo ku bilowda iyo kuwa kale oo ku dhufo oo ka dhaqaaq ku qaada saldhigyada ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka kaga sugan yihiin qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya.

Al shabab oo jab xoog leh lagu gaarsiiyay deegaanka Daaru-Nicmo - Somali News Leader