Somaliland oo dil toogasho ku xukuntay rag ay ku qabatay dagaalka Laas-Caanood

0
in Wararka by
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo dil toogasho ku xukuntay rag ay ku qabatay dagaalka Laas-Caanood

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Somaliland ayaa sheegtay in rag ay ku qabatay dagaalkii Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool saartay maxkamad millateri, kuwaas oo ay ku eedeysay qodobada 184, 185, 187aad ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, oo ka hadlaya in ay Khiyaano-Qaran sameeyen, cadow la safteen kuna soo duuleen Qaranimada.

Wararka la helay ayaa sheegaya in Maxaabiista ay qabatay Somaliland oo gaaraya ilaa 9 rag ah ay Somaliland ku xukuntay dil toogasho ah, isla markaanaloo gudbiyey Xabsiga Mandheera ee Magaalada Hargeysa.

Xukunka ayaa Maxkamadda waxay u cugsatay Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, oo ay dhammaan adeegsadaan dawlad gobaleedyada iyo Dawladda faderaalka Soomaaliya, kaas oo xili hore la qoray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip