
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 20-KA MAARSO 2023-KA-
Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & Safiirka Talyaaniga?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sh.Aadan Max amed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu Shalay xafiis kiisa ku qaabilay danjiraha dalka Taliyaaniga Amb. Alberto Vecchi.
Kulanka Gudd oomiyaha iyo safiirka dalka Taliyaaniga ay aa looga hadl ay xiriirka laba da dal ee taari ikhiga ah. Danjiraha ayaa Guddoomiyuhu u soo gudb iyay dhambaal uu ka siday Baarlamaanka dalkiisa ee ku aaddanaa wadashaqeynta labada baarlamaan, is agoo xaqiijiyay in Soomaaliya ay kala shaqeyn doon aan deyn cafinta iyo shuruucda muhiimka u ah dalka ee laga rabo Baarlamaanka JFS.
Guddoomiye Sh.Aadan Madoobe ayaa uga mah adceliyay Dowlada Taliyaaniga garab istaaga Dowla da Soomaaliya Iyo sida ay qeyb uga qaadanayan la dagaallanka argagaxisada iyo deyn cafinta, waxaana uu xusay in Baarlamaanka JFS iyo Baarlamaanka Taliyaaniga xiriir wanaagsan yeelan doonaan dhaw aan.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gaaray Mag aalada Riyaad ee dalka Sacuudiga
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray M/Riyaad ee Caasimadda Boqortooyada Saudi Ara bia halkaas oo uga bilaawday bo oqasha rasmi ah oo uu ku joogi doono muda dhowr cisho ah.
Madax ka socotay Dowladda Hoose ee Riyaad iyo Safiirka J FS u jooga dalka Saudi ayaa Magaalada Riyaad ku soo dhaweeyay Guddoomiye Madaale iyo Wafdigiisa oo uu kamid yahay Guddoomiye ku-xigeenka Arrima ha bulshada Maamulka Gobolka Banaadir.
Duqa Magaalada Muqdisho iyo boqorka Magaal ada Riyaad oo la filaayo in dhawaan ay kulan rasmi ah wada yeeshaan ayaa kawada hadli doono xoojin ta iskaashiga iyo wax wadaaga ee Magaalooyinka Muqdisho iyo Riyaad.
Wasaaradda Maaliyadda XFS oo xeer nidaamiye ka soo saartay Lacagaha laga qaadaayo adeegyada Maxkamadaha
Wasaaradda Maaliyadda oo kaashaneysa hoggaa nka Hey’addaha Garsoorka ayaa xeer ka soo saartay Ajuurada (Lacagaha) laga qaadaayo adeegyada Max kamadaha iyo Khidmada Diiwangelinta Qareennada.
Kaddib kulan wadatashi ah oo ay yeesheen Wasiirka Maaliyadda,Guddoomiyaha Max kamadda Sare,
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Guddoom iyaha Maxkamadda Racfaanka, iyo Ururka Qareennada, ayaa waxaa ay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay Xeer-nidaamiye ka soo saartay Ajuurada (Lacagaha) laga qaadaayo adeegyada garsoor oo ay bixiyaan Maxkamaddaha Dalka, Khidmada Diiwangelinta iyo Midda Sanadlaha ee laga rabo Qareennada.
"Shalay waa maalin taariikhi ah, maadama Wasaar adda Maaliyaddu, oo si dhaw ula shaqaynaysa hog gaanka Hay’addaha Garsoorka, wada-tashina la yee latay Ururka Qareennada, ay soo saartay Xeer-nidaa miyaha Ajuurada Maxkamaddaha, iyo Khidmada Dii wangelinta iyo Midda Sanadlaha ah ee Qareennada”. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda, Dr. Cilmi M. Nuur.
Xeer-nidaamiyahaan ayaa waxa uu si cad u qee xayaa khidmaddaha lagu dabaqaayo adeegyada ka la duwan ay bixiyaan Maxkamadaha, cidda mas’uul ka ka ah ururinta khidmadahaan iyo sidoo kale koon tooyinka bangiyada ee lagu shubayo. Wasiirka Maal iyadda ayaa sheegay in bixinta khidmadahaan ay mu waadiniinta u sahli doonta in ay u furtaan galal, dac wadaha ay qabaan, walibana ay fursad u helaan in dacwadahoodu ay dhagaystaan saraakiisha garsoor ee awoodda u leh.
Wasiirka Maaliyadda ayaa sidoo kale sheegay in si loo dhiirigaliyo Xirfadda Qareennimada ay ku soo biiraan xirfadlayaan qareenno ah oo cusub, hoos loo dhigay khidmada diiwangelinta ee laga rabo qareenn ada cusub, iyadoo laga dhigay $ 300 dollar,halka markii hore ay ka ahayd $500 dollar
Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa she egtay in la hubin doono in Xeer-nidaamiyuhu u shaqe eyo hab wax ku ool ah, walibana ay Waaxda Cansh uuraha Berriga ee Wasaaradda ayaa si joogto ah u korjoogteeyn doonta qaabka loo ururiraanayo khidma daha la xeeriyay, iyadoo warbixin bille ah loo soo gud bin doono Wasiirka Maaliyadda.
Siyaasiyiinta ugu culus beesha Axmed Madobe oo dhisay isbaheysi ka dhan ah
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu qabtay kulan looga tashanayey aayaha Jubbaland, kaas oo ay ka soo qeyb galeen siyaasiyiin miisaan leh oo ku heyb ah Maadxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Kulan kadib siyaasiyiinta ayaa la hadlay warbaa hinta, waxayna dalbadeen doorasho ka madax-ba nnaan Axmed Madoobe ay deg deg Jubbaland uga dhacdo, iyagoo cod dheer ku sheegay in la joogo wa qtigii is bedelka oo Axmed Madoobe uu xukunka war eeji lahaa.
Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Cabdulaahi Oomaar, wasiirkii hore ee warfaafinta Cabdullahi Ciilmo oge, Sh.Shak uul, Cabdi Cali Ra age oo ah la-taliyihii hore ee Fa rmaajo iyo masu uliyiin kale oo ka soo jeeda Jubbaland ayaa ka qeyb galay shirkaas ka dhacay Nairobi.
Ugu horeyn Sheekh Shakuul ayaa yiri, "Waqtigii waa dheeraaday Axmedow, 12 sano ayaad reer Jub baland hor taagneyd, waa laguu sabray, marka saax iibkey Axmed Madoobe waxaan kula talinayaa in si sharaf leh uu xilka ku wareejiyo.”
Gabagabadii shirkaas waxaa laga soo saaray ba yaan dhowr qodob ah oo diiradda lagu saaray door ashada Jubbaland iyo amniga deegaanada maamulk aas oo qeybo badan ay Al-Shabaab ka joogaan.
Ergada shirkaas ka qeyb gashay waxay hoosta ka xariiqeen in doorashooyinka Jubaland oo dib u dhaca iyo awood sheegada Axmed Madoobe ay sab abtay khilaaf aan ka dhamaan Jubbaland.
"Waxaan si adag uga digeynaa in maamulka Kismaayo ka jira uu kororsado mudo xileedkiisa, taasi hadii ay dhacdo waxaa masuuliyadda cawaaqib kii ka dhasha qaadanaya Axmed Madoobe,” ayaa la gu yiri nuqul ka mid ah bayaankii ka soo baxay shirkii Nairobi.
Xubnahaan ayaa codsaday in bisha Agoosto ee sa nadkaan inta aana la gaarin la guda galo doorashada Jubbaland, "Waa in xildhibaanada lasoo xulo inta a an la gaarin bisha shanaad ee sanadkaan,” ayaa la gu yiri bayaanka.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa dhawaan muddo xileedkiisa ku darsaday muddo hal sano ah, taas oo ka dhigay in waqtigu uu ka dhamaanayo bisha Agoos to ee sanadka 2024-ka, halka siyaasiyiintaan ay doo nay aan in bisha Agoosto ee sanadkaan la qabto doo rashada Jubbaland.
Munaasabad Lagu Soo Dhaweynayay Sharciyey nta Hey’adda NISA Oo Lagu Qabtay Muqdisho
Munaasabad taageero iyo soo dhaweyn loogu muujinayay sharciga hay’ ada Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa Habeen hore lagu qabtay M/Mu qdisho. Ka qaybg alayaasha munaasabad da waxaa ka mid ahaa wasiirro, xildhibaanno, odoyaasha dhaq anka, dhallinyaro, haween iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, iyagoo amaanay hay’adihii kala duw anaa ee dowladda ee ansixiyay sharcigan.
Mas’uuliyiintii ka hadashay munaasabada ayaa is ku raacay muhiimada ay dagaalka ka dhanka ah Sha baab uu u leeyahay sharcigan, waxeyna taliyaha NI SA Mahad Salaad ku bogaadiyeen sida hay’adan uu uga dhigay mid sharciyeysan.
Si kastaba, 53 sano kadib ayey hay’ada NISA yee latay sharci soo maray marxalado kala duwan, gola ha wasiirada ayuu sharcigan ugu horeyn kasoo gud bay, kadibna labada aqal ee baarlamaanka, iyadoo madaxweyne Xasan ugu dambeyn uu 8-dii bishan saxiixay sharcigan kaasoo sidaasi dhaqan gal ku noqday.
Gaari xamuul ah oo ku qarxay Suuq Bacaad khasaaro hantyeed oo uu geystay
Dab xoogan oo khasaare hantiyeed geystay ayaa Shalay ka kacay gudaha Suuq Bucaad oo ah suuqa labaad ee ugu weyn Soomaa liya. Wararka ayaa sheegaya in dabka oo baabi’iyay goobo ganacsi, wuxuuna ka dha shay gaari TM-ah oo siday shidaal, kaas oo ku qarxay la anta Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid. Gaariga ayaa gebi ahaan ku basbeelay goobta, waxaana dabka uu ku fiday goobo ganacsi oo ku ya alla suuqa, sida ay sheegeen qaar kamid ah ganacs atada.
"Baabuurka waa rarnaa shidaal ayuu waday, wax aana qarxay shidaalka kadib wuxuu qabsaday booya do shidaal oo ku jiray baqaar ganacsi oo meesha ka furnaa”, ayey tiri hooyo kamid ah ganacsatada ku dhaqan suuqa.
Inta la xaqiijiyay waxaa dabkan ku gubtay laba baqaar oo ay lahaye en ganacsato, makiinada lagu shii do xabad Soodada, waxaana sidoo kale gubtay gaariga.
Sidoo kale waxaa goobta gaaray mas’uuliyiin ka ti rsan maamulka degmada Yaaqshiid iyo qaar kamid ah dadka deegaanka oo ku guuleystay inay mar dam be damiyaan dabkaasi, sida ay Shabelle TV u sheeg tay hooyada ka midka ah ganacsatada ku dhaqan suuqaasi.
"Muddo saacad iyo bar ka badan wuu socday dabka basiinka ayaa bar loo damiyo la waayey AL XM hadda ilaahbaa damiyay, khasaare nafeedna ma arkin” ayey sii raacisay .
Ma ahan markii ugu horreysay oo dab uu ka kaco Suuq Bacaad oo ah suuqa labaad ee ugu weyn dal ka, balse dabkan waa midkii ugu yaraa ee ka kaco inta la ogyahay taarikhda.
Inta badan ma’ahan wax cusub in dab uu ka kaco qaar kamid ah su uqyada magaalada Muqdisho, dho wr jeer oo hore ayay siddan oo kale u dhacday gubasho, waxaana sabab u ah waxa la is ku ag gado sida baasiinka, dabka iyo wax yaabaha kale ee khatarta ah.
Booliska oo howlgal ku qabtay Kooxo Ciyaal weero ah
Ciidanka Boolis ka Qeybta Guud ee Gobolka Ban aadir gaar ahaan ciidan ka Deegaan ka Ceel asha Biya ha oo sameeyay Ho wgal Am ni xaqiijin ah ayaa gacanta ku soo dhi gay tiradii ugu bad naa oo kamid ah Ciyaaleerada,kuw a as oo watay Toore eyo, Baangado isla markaana ku howlanaa dhibaa te enta Shacabka Soomaaliye ed.
War kasoo baxay taliska Booliska ayaa lagu she egay in Ciidanka ay Kooxda ka qabteen waaxda Jab ad-gelle ee degaanka Ceela sha Biyaha, waxaana dhamaantood lagu soo xiray Saldhigga degaanka.
Howlgallada ka dhanka ah Ciyaal-weerada iyo Burc adda ayaa si wanaagsan u socda, waxaana Taliska Booliska Qeybta Guud ka go,an sii 2 jibaarida How
galladaan si Amaanka Bulshada u noqda Mid sugan
Nin dilay xaaskiisa iyo mid kale oo lagu toogtay Baydhaba
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qal abka Sida ayaa Shalay xukun dil toogasho ah ku ful isay laba nin oo horay dilal uga geysatay magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Toogashada ayaa Shalay aroor tii hore ka dhacday cara tuurka oo ah waqooyiga Baydhaba, waxaa na goobta ku sugnaa saraakiil ciid an iyo askar ka tirsan ciidanka amniga.
Sidoo kale waxaa fagaaraha toogashada ku sugn aa shacab usoo daawasho tagay oo ay ku jireen ehe llada dadka la tooganayay iyo kuwa qasaasta loo fuli nayay. Labada marxuum ee la toogtay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Xuseen Maxamed Cabdi Nuur iyo Abaadir Isaaq Nuur, kuwaas oo ay horay dil ugu xukuntay Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, kaas oo ugu dambeyn Shalay lagu fuliyay.
Xuseen Maxamed Cabdi Nuur ayaa horay u dilay xaaskiisa, waxa ayna Maxkamaddu ku xukuntay dil toogasho oo ah qasaasta Marxuumaddii uu horay nolosha u dhaafiyay.
Sidoo kale Abaadir Isaaq Nuur ayaa isna waxaa la gu helay dilka askari ka tirsanaa ciidamada Booliska, sida uu sheegtay Xafiiska Xeer ilaalinta Maxkamad da Ciidamada. Maalmihii u dmabeeyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa kordhisay fulinta xu kunada dilalka toogashada ah, waxaana ugu dambe eyay qasaastii lagu fuliyay Maxamed Cabdi Nuur Jii row (Dhakhtar Fanax), Maxamed Cabdulle Abkow Cumar (Biyamaalow), Shariif Maxamed Barqadle Ayaanle (Jeego) oo lagu helay la shaqeynta kooxda Al-Shabaab.Waxaana kasii horreeyay oo isla tod obaadkii hore tiirka la geeyay Cabdi Shakuur Axmed iyo Cabdi Jamaal oo ka tirsanaa ciidamada Booliska, kuwaas oo lagu helay inay dilal geysteen.
Si kastaba, waxaa weli xabsiyada dowladda ku ji ra askar kale oo dilal geysatay iyo xubno ka tirsan Shabaab oo iyagana sugaya in la geeyo tiirka cada aladda, maadaama la xukumay.
Xildhibaano BF ka tirsan oo Shalay gaaray Mag aalada Laascaanood
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) iyo wafdi uu hog gaaminayo ayaa Shalay gaaray M/Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Wafdiga uu horkacayo gu ddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare ayaa ka kooban xildhibaano ka tirsan 2da Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay M/Laascaanood.
Masuuliyiintan ayaa kulan gaar ah la qaatay odayaa sha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaladaasi oo in ka badan bil uu ka socday dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC.
Garaadada ku sugan Laascaanood ayaa wafdig an ka kooban xildhibaanada labada Aqal warbixin ka siiyay xaaladda guud ee magaalada, ayada oo masu uliyiinta ay indhahooda kusoo arkeen baaxada khas aaraha ka dhashay dagaalka socda.
Wafdiga ayaa kormeer indha-indheyn ah ku tegay goobihii ku burburay dagaalka socda oo ay kamid yih iin goobo caafimaad, dhismayaal iyo guryo ay daga anayeen dad shacab ah, kuwaasi oo madaafiicdu ku dhaceen. Burburka xooggan ee soo gaaray dhisma yaasha Laascaanood ayaa waxaa lagu eedeeyay inay ka da mbeyso Somaliland, oo la sheegay in cii damadeedu ay magaalada ku garaaceen madaafiic aan loo meel dayin, taasi oo sidoo kale sii badisay khasaaraha ka dhashay dagaalka socda.
Booqashada mudanayaasha ka socda 2da Aqal ee BFS ayaa kusoo aadeysa, xilli uu Shalay degan yahay jawiga magaalada, ayada oo Dorraad dagaal xooggan aagga xerada Goojacadde ku dhex-maray ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC.
Ciidamada labada dhinac ayaa weli isku hor-fadhiya duleedka magaalada Laascaanood, waxaana guul-dareystay dadaallo dhowr ah oo la rabay in xal looga gaaro xiisadda taagan kadib markii ay labada dhinac ku xireen shuruudo adag oo god kusii ridaya in waqti dhow uu wada-hadal furmo.
Si kastaba, Magaalada Laascaanood ayaa waxaa bil ka badan ka socda dagaallo qaraar oo sababay dhimashada boqolaal qof iyo dhaawac ka badan kun qof oo u badan rayid aan waxba Shalaysan.
Wafdigii DF oo la kulmay madaxa Puntla nd iyo arrimo ‘la isla meel dhigay’
Wafdigii heer federaal ah ee uu hoggaaminayo guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee ku sugnaa magaalada Garoowe ayaa Shalay la kulmay madaxweyne ku-xigeenka Puntl and Axmed Cilmi Karaash.
Kulankaan ayaa waxaa looga wada-hadlay arri mo dhowr ah oo qeyb ka tahay xaaladda ka taagan magaalada Laascaan ood ee gobolka Sool, oo dag aal xooggan uu ka socdo in ka badan bil.
Dhinacyada ayaa sidoo kale waxay isla meel dhigeen sidii loo xoojin lahaa gurmadka loo samey nayo dadka shacabka ah ee ka barakacay dagaa lada Laascaa nood.
Sidoo kale waxay labada dhinac isla garteen in si da ugu dhaqsiyaha badan loo dhagax dhigo xarunta howl-galada gurmadka deg-dega ah, taasi oo sha qadeedu tahay la-taaclida xaaladaha deg deg ah ee dalkeena.
Kulankaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiir ka wasaaradda gargaarka dowlad-goboleedka Punt land. Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibo yinka Qaranka (SODMA) Maxamuud Macalin iyo wa fdiga uu hogaaminayo ayaa Dorraad gaaray magaa lada Garoowe ee caasimada Puntland.
Ujeedka safarka wafdigaan ayaa lagu sheegay in uu daaran yahay sidii ay gargaar u gaarsiin la haay een kumanaanka ku barakacay dagaalada ka socdo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
SODMA ayaa dhowr jeer diyaarado wada shixnado iskugu jira raashin iyo daawo u dirtay M/La asca ano od ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo ay ka socda an dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC.
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hore u sheegtay inay ka go’antahay in gurmad la gaarsiiyo dadka reer Laascaanood, ayada oo garab istaag u muujisay bulshada uu saameeyay dagaalkaasi.
Dagaalka Laascaanood oo socda muddo ka badan hal bil ayaa waxaa la sheegay inay ku dhaawacmeyn in ka badan 700 oo qof halka ay ku dhaawacmeyn ku dhawaad 200, 000 oo qof.
Getachew oo loo doortay madaxwe ynaha Tigray-ga
Golaha dhexe ee TPLF, ayaa waxaa la sheegay in Getachew Redan ay u doorteen inuu noqdo mad axweynaha ku meel gaarka ah ee ismaamulka Tigre ega doorashadii uu qabtay. Telefishinka Gobolka Tigray, ayaa sheegay in Getachew Reda ay ko oxda TPLF u dooratay inuu noq do madaxweynaha maamul ka cusub ee ku meel gaarka ah ee Tigrayga.
ida ku cad heshiiskii ay dawlada dhexe iyo kooxda TPLF bilo ka hor ku gaadheen magaalada Pre toria, ayaa ahaa in si rasmi ah loo soo afjaro colaaddaasi, iyadoo lagu go’aamiyay in maa mul ku meel gaar ah loo sameeyo gobolka Tigray.
Ka dib marka la dhiso ay maamulka ku meel gaarka ah ee gobolka, ayaa waxaa ansixin doono dowladda federaalka, sida ku cad heshiiska nabadda ee Pretoria. Marka la eego matalaada maamulka ku me el gaarka ah, boqolkiiba 30 waxa la siin doonaa TPLF, 25% ciidanka Tigrayga, boqolkiiba 15 waxa la siin doonaa xisbiyada mucaaradka, inta kalena waxa la siin doonaa waxgaradka iyo ururada bulshada.
Waxaa xusid mudan in Anthony Blinken oo ah xog hayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka oo maa lmo ka hor booqasho ku tagay dalka Itoobiya uu la hadlay mas’uuliyiintii ka wada xaajooday heshiiska
nabadeed ee Pretoria.
Tirada dhimashada dagaalka Laascaan ood oo korortay iyo wararkii ugu dambeeyay
Waxaa kordhay khasaaraha dagaalkii Dorraad mar kale ka qarxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaasi oo u dhaxee yay ciidamada Somalila nd iyo kuwa deegaanka ah ee SSC.
Dagaalka oo ka dhacay aagga xerada Goojacadde ee duleedka magaalada Laascaanood ayaa waxaa ku dhintay dad ka badan soddan qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo intaasi ka badan.
Garaad Cabdisalaan Xasan oo kamid ah gaaradada ku sugan magaalada Laascaanood oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaciyay in dagaalkii Dorraad ay 30 qof dhankooda kaga dhinteen.
Sidoo kale waxa uu xaqiijiyay in 60 qof oo kale ay kaga dhaawacmeen dagaalkii Dorraad oo kaliya, taasi oo muujineysa baaxada khasaaraha ka dhashay dagaalka bil ka badan ka socda magaalada Laascaanood.
"Waa tirakoobnay khasaaraha oo dhimashadu waa 30, dhaawacuna waa illaa 60 qof oo inkasta oo uu kala culus yahay. In badan waa la qaaday, in kale oo hadeer iyo berri la qaadayaana way jiraan,” ayuu yiri Garaad Cabdisalaan Xasan.
Waxaa uu hadalkiisa sii raaciyay garaadku "Magaalooyinka Garoowe iyo Muqdisho iyo meeshii kale ee wax lagaga qaban karaba waa la gaynayaa dadka dhaawaca ah.”
Dagaalka Dorraad oo socday muddo siddeed saac adood iyo ka badan ayaa waxay labada dhinac ee dagaalka u dhaxeeyay sheegeen in ay ku qabsadeen maxaabiis, baabuur iyo hub kala duwan.
Soomaliland weli si rasmi ah ugama hadlin khasaa raha kasoo gaaray dagaalka, ayada oo maamulka Puntland ku eedeysay in uu qeyb ka ahaa dagaalkii Dorraad, inkasta oo arrintaasi beeniyeen isimida ku sugan Laascaanood.
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo gobolka Sool ayaa sidoo kale sheegaya in Shalay ay dagan tahay xaaladda Laascaanood oo ay Dorraad ku dagaalameen labada dhinac.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in weli ay is hor-fadhiyaan labada ciidan, islamarkaana suur tagal tahay inuu dib qarxo dagaalka ka socda magaa ladaasi.Magaalada Laascaanood ayaa waxaa bil ka badan ka socda dagaallo qaraar oo sababay dhima shada boqolaal qof iyo dhaawac ka badan kun qof oo u badan rayid aan waxba Shalaysan
HESHIIS CUSUB: DF IYO DOWLAD GOBOLEED YADA OO SOO SAARAY BAYAAN 11 QODOB AH
Waxaa Shalay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland lagu soo gaba-gabeeyay shirka wada-tashiga ballaarinta Idaacadaha dowlad Federaalka, dowlad-gobolleedyada iyo gobolka Banaadir.
Shirkan ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiirka warfa afinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya iyo wasi irada warfaafinta dowladaha xubnaha ka ah dowl adda federaalka iyo agaasimaha guud ee warfaafinta gobolka Banaadir.
Sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa shirkaan oo socday laba maalin agaasimayaasha guud ee warf aafinta, agaasime waxeedyo iyo la-taliyayaal.
War-murtiyeed laga soo saaray shirkaan oo ka kooban 11 qoddob ayaa waxaa lagu sheegay in dhin acyadu isku raaceen in la ballaariyo goobaha ay gaa raan idaacadaha dowladda labada heer, "iyada oo la xaqiijinayo ka wada-shaqeynta joogteynta shaqada idaacadaha.”
Masuuliyiinta uu shirka wada-tashi u socday ayaa sidoo kale waxay isla qaateen mideynta howlaha hortabinta u leh iyo baahiyaha wasaaradaha iyo xafiiska warfaafinta gobolka Banaadir.
"Shirka waxaa kasoo baxay dukuminti mideysan oo ka turjumaya hawlaha hortabinta u leh sanadkaan wasaaradaha warfaafinta labadooda heer iyo gobolka Banaadir iyo hanaanka loo wajahayo caqab adaha iyo fursadaha jira,” ayaa lagu yiri war-murt iyeedka kasoo baxay shirkaan.
Masuuliyiinta wasaaradaha ayaa isla qiray baa hida loo qabo xilligaan in si deg deg ah looga wada-shaqeeyo gaarsiinta idaacado deegaanadii dhawaan laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab iyo kuwa laga xoreyn doono, si farriinta saxda ah u gaarto dadka ku nool deegaanadaasi ay kooxdu ka talineysay in ka badan 15 sano.
"Iyada oo laga duulaayo raadadka ay argagixisa du uga tageen dadka ku nool deegaanadii laga xoreeyay, masuuliyiinta waxa ay isla garteen in si deg deg ah looga hawl-galo goobahaasi lagana fuliyo barnaamijyo warbaahineed oo la xiriirta wacyi-gelinta dadaalada xasillinta.”
Masuuliyiinta ayaa sidoo kale isla garteen in ay qaataan doorkooda hoggaamineed ee warbaahinta iyo wacyi-gelinta, sidaas darteedna waxay ugu baaq een hay’addaha kale ee dowladda labadeed heer iyo deeq bixiyaasha in lagu taageero, loogana damb eeyo.
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa muddoo yinkii dambe dadaal badan ku bixinaysay sidii kor loogu qaadi lahaa wada-shaqeynta hay’addaha heer federaal iyo kuwa dowlad-goboleedyada, si loo dardar-geliyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka.
Hoos ka aqriso war-murtiyeedka oo dhameystiran:
Kismaayo 18–19 March, 2023: Shirka wadatashiga wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu ka qabsoomay Maagaalada Kismaayo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee Dowlad goboleedyada Jubbaland, 18-kiii ilaa 19 Maarso 2023.
Waxaa ka shir guddoomiyay Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana ka qeyb galay Wasiirada Warfaafinta Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Agaasimaha guud ee Warfaafinta gobolka Banaadir, waxaana goob joog ka ahaa Agaasimayaasha guud ee wasaradaha warfaafinta, Agaasime Waaxeedyo iyo lataliyaal.
Shirka wuxuu socday labo maalmood waxaana looga hadlay: Wixii ka qabsoomay heshiiskii lagu gaaray shirkii ugu dambeeyay iyo sida lagu hirgalin karo wixii aan qabsoomin.
Hawlaha or tabinta leh iyo baahiyaha wasaaradaha ee 2023
Dib u eegista siyaasadda Qaran ee Wacyi galinta.
Mideynta Hawlaha Hor tabinta leh ee wasaaradaha.
Dood dheer iyo falanqeyn kadib waxaa shirka Wada tashiga ka soo baxay:
1- Si kor loogu qaado fahamka bulshada Soomaa liyeed ee Dowladnimada iyo wacyiga dadweynaha ee qatarta fikradaha xagjirnimada ee kooxaha kha waarijta ah ee Al-shabaab iyo Daacish waxa ay Mas’ uuliyiinta isla qaateen in la xoojiyo Warbaahinta dow liga ah labadeeda heer.
2- Mas’uuliyiintu waxa ay isla garteen in la ballaariyo, goobaha ay gaaraan idaacadaha dowladda labad eeda heer, iyada oo la xaqiijinayo ka wada shaqe ynta joogteynta shaqada idaacadaha.
3- Mas’uuliyiinta Wasaaradaha waxa isla qireen baahida loo qabo in si deg deg ah looga wada shaqeeyo gaarsiinta idaacado deegaanadii dhowaan laga xoreeyay khawaarijta iyo kuwa laga xoreyn doono dhowaan, si farriinta saxda ah u gaarto dadka ku nool deegaanada ay sharci darrada ku haysteen kooxaha Khawaarijta in ka badan 15 sano oo ay marin habaabinayeen.
4- Mas’uuliyiinta waxa ay isla garteen in Idaacadaha Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah iyo gobolka Banaadir laga sii daayo Barnaamijyo mideysan oo ka hadlaya qatarta kooxaha khawaarijta ah iyo fikirkooda, maandooriyaha, waxqabadka dowladda labadeeda heer, laguna baahiyo lahjadaha Maay iyo Maxaa-tiri.
5- Mas’uuliyiinta waxa ay isku raaceen in si wadajir ah Warbaahinta dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir looga baahiyo Barnaamijka Xogta Dowlad goboleedyada ee ka baxa Warbaahinta Qaranka, si hormarka iyo xaaladaha gobolada ula socdaan guud ahaan dadka Soomaaliyeed, lana gaarsiiyo farriin mideysan oo muujinaysa horumarka bulshada iyo dowlad dhiska Soomaaliya.
6- Mas’uuliyiinta waxay isla qaateen mideynta Hawlaha Hortabinta leh iyo baahiyaha wasaaradaha iyo xafiiska Warfaafinta gobolka Banaadir.
7- Shirka waxaa ka soo baxay dukuminti mideysan oo ka tarjumaya hawlaha hortabinta u leh sanadkaan wasaaradaha Warfaafinta labadooda heer iyo gobolka Banaadir iyo hannaanka loo wajahayo caqabadaha, iyo fursadaha jira.
8- Iyaada oo laga duulayo raadadka ay argagixisadu uga tageen dadka ku nool deeganadii laga xoreeyay, mas’uuliyiinta waxa ay isla garteen in si deg de ah looga hawl galo goobahaasi lagana fuliyo Barnaamijyo Warbaahineed oo la xiriira wacyi-galinta dedaalaada xasilinta.
9- Mas’uuliyiinta waxa ay isla garteen in la mideeyo dhammaan barnaamijyada wacyo-galinta ee la dagaalanka fikirka xagjirnimada ah, xasilinta . Iyo guulaha hawlgalada dib u xoreynta dalka.
10- Mas’uuliyiinta Wasaaradaha Warfaafinta iyo gobolka Banaadir waxa ay isla garteen in ay qaataan doorkooda hoggaamineed ee dhammaan hanaanka Warbaahinta iyo Wacyi-galinta dalka, waxaa ayna uga baaqayaan hay’adaha kale dowladda labadeeda heer iyo deeq bixiyayaasha in lagu taageero, loogana dambeeyo.
11- Shirku waxaa uu isku afgartay in la xoojiyo wada shaqeynta wasaaradaha Warfaafinta iyo gobolka Banaadir lana joogteeyo kulamada muhiimka u ah wasaaradaha iyo gobolka Banaadir. Ugu dambeyn Shirka waxaa uu u mahad celinayaan Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi galinta iyo Dalxiiska Dowlad goboleedka Jubbaland oo marti galisa shirkan, si wacanna u soo dhwoeysay wafuudii ka soo qeyb gashay. -Dhammaad-
SAXIIXAYAASHA: 1- Wasiirka Wasaaradda Warfa afinta Dhaqanka & Dalxiiska JFS Md., Daa’uud Aweys Jaamac. 2- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska ee Hirshabeele Mudane, Aadan Bare Maxamed Muuse.
3- Wasiirka Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Bulshada ee Koonfur-Galbeed. Mudane, Cabdifataax Cali Yuusuf.
4- Wasiirka Warfaafinta, Hanuuninta Dadweynaha iyo Dalxiiska Jubaland. Mudane, Suleyman Maxamed Maxamud.
5- Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Galmudug. Mudane, Abshir Cabdi Shiikhoow.
6- Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Gobolka Banaadir Mudane, Hassan Ali Abdirahman (Wiish).
Dagaal ay dhimasho iyo dhaawac ku noqde en saraakiil, masuuliyiin iyo askar oo ka dhacay Deyniile
Wararka aan ka heleyno degmada Deyniile waxay sheegayaan in dagaal culus uu Xalay ka dhacay degmadaas, kaas oo geystay khasaare dhimasho ah iyo dhaawacyo soo gaaray saraakiil sare.
Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Deyniile iyo saraakiil ciidan ayaa ku dhaawacmay dagaa lkaas, halka ay ku geeriyoodeen ugu yaraan shan askari oo dhinacyadii dagaalamay ah.
Ciidanka dagaalamaya wax aa kala hogaaminayey masu uliyiinta amniga ee degmada Deyniile iyo sarkaal wata ciid an abaabulan oo deegaanka ah.
Sida ay Caasimada Online sheegtay inay u sheeg een xubno ka tirsan maamulka degmada Deyniile, ciidamada dagaalamay waxaa kala hoggaaminaya sarkaal lagu magacaabo Maxamed Madoobe oo la sheegay inuu yahay Taliyaha amniga degmada Deeyniile.
Sidoo kale garabka kale waxaa hoggaaminaya nin magaciisa lagu sheegay Cabdiraxmaan Ajuuke oo wata ciidan deegaanka ah oo ka amar qaata, ninkaas waxaa la sheegay inuu yahay horjoogaha dhowr Kaam oo dad barakacayaal ah ay ku nool yihiin, kuwaas oo ku yaalla Deyniile.
Sida ay sheegayaan wararkii u dambeeyey ee aan ka heleyno degmada Deyniile, dagaalka waxaa ku geeriyooday taliye ku xigeenkii amniga ee degmad aas, waxaana ku dhaawacmay saraakiil magacyad ooda lagu sheegay Maxamed Iidle iyo Nin magaciisa lagu soo koobay Fuusto Fuusto.
Dadka dhaawaca ah waxaa ku jira guddoomiyihii waaxda Ciise-Cabdi ee degmada Dayniile Axmed Bacool iyo Cabdiraxmaan Ajuuke oo ka mid ahaa dhinacyadii hoggaaminayey ciidanka dagaalamay.
Ilaa hadda si rasmi ah looma sheegin waxa sababay dagaalka ka dhex qarxay laamaha ammaanka degmada Deyniile iyo ciidanka kale oo la sheegay inay u abaabulan yihiin qaab deegaan.
Maamulka degmada Deyniile iyo laamaha kale ee amniga weli war kama soo saarin isku dhacaan sab abay khasaaraha culus, waxaana Xalay degmada Deyniile ka jirta xaalad jaho wareer ah
Haweeney Soomaaliyeed oo madax ka noqotay mid kamid ah xisbiyada ugu weyn Norway
Marian Hussein, oo ah xildhibaanad laga soo doo rto Groruddalen oo ku taal waqooyi bari Oslo ee dal ka Norway, ayaa sameysay taariikh cusub ka dib markii loo doortay ku xigeenka hogaa miyaha cusub ee xisbiga Socialist Vänsterpartiet (SV).
Markii hore, guddiga doorashada ee SV waxa ay u xaglinayeen Lars Haltbrekken, laakiin Marian Hussein ayaa kusoo baxday shirweynihii xisbigeeda, waxa ana loo doortay guddoomiye ku xigeen. Intii lagu gu da jiray codbixin tartan ah oo ka dhacday shirkii qar an ee xisbiga SV, Shalaynimadii Sabtida.
Marian Xuseen waxay ka adkaatay Lars Haltbre kken, oo ahaa hogaamiyaha muddada dheer ee xi sbiha SV, isagoo helay 114 cod.
Marian oo 36-jir ah ayaa muujisay farxad kadib gu usha ay gaartay, waxayna tiri "Shaqo badan ayaa noo taal, waxaan sii wadi doonaa dagaalka aan ugu jirno deegaanka iyo cadaaladda bulshada, hadda, sida Hogaamiye ku xigeenka, waxaana sii wadi do onaa dhismaha xisbiga iyo dhaqdhaqaaqayaga." Hadalkan ayay ku sheegtay qoraal ay u dirtay wakaa ladda wararka Norway.
Taageerayaasha Marian Xuseen ayaa sheegay in sooyaalkeeda, iyo ololaheeda ka dhanka ah cunsuri yadda ay ku mutaysatay guusheeda.
Maryan Xuseen oo ku dhalatay Soomaaliya, iyadoo toban jir ah ayay u guurtay Norway, waxay noqotay afhayeenka siyaasadda caafimaadka ee xisbigeeda.
Sannadkii 2021, waxay samaysay taariikh iyadoo no qotay wakiilkii ugu horreeyay ee baarlaman oo asal ahaan Afrikaan ah oo ka tirsan golaha sharci-dejinta Norway.
Waxaa sidoo kale loo doortay inay matasho dega ankeeda waqooyi bari Oslo 2021-2025 waxayna xub in ka ahayd guddiga degmada ee Oslo 2015-2019.
Al-Shabaab oo weerar ku billowday qaraxyo ku qaaday xeero ku taalla Baardheere
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerar toos ah oo ay Shalay Al-Shabaab ku qaaday xero ciidan oo ku taalla degmada Baardheere oo ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaa liya.
Weerarka oo ku bilowd ay qaraxyo ayaa waxaa lagu ekeeyay xero lagu tababarayay ciidamo kamid noqonayo kuwa dadka deegaanka ee loo diyaarinayo dagaalka Al-Shabaab.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in weerarka kadib uu xigay dagaal toos ah oo u dhexe eyay ciidamada ku sugnaa xerada iyo xubnaha Al-Shabaab ee weerarka qaaday.
Sidoo kale waxaa xerada la weeraray agagaarkee da saldhig ku leh ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS, kuwaas oo mar dambe u gurmad ay ciidamada la weeraray.
Wararka ayaa sheegaya in ku dhowaad 5 qof oo isugu jiro askar iyo tababarayaal lagu dilay weerarka Shalay ka dhacay duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Dhanka kale Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliy adda weerarkan ayaa shaacisay inay la wareegtay xerada, kadibna ay dishay maleeshiyaad ku sugnaa halkaasi.
Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, wax aana weli dhaq-dhaqaaqyo laga dareemaya gudaha degmadaas iyo hareeraheeda.
Ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha iyo maamulka degmada oo ku aadan weer arkaasi ee ay Al-Shabaab ku qaadeen xerada Baar dheere.
Todobaadkii hore ayey aheyd markii weerar is-mii daamin ahaa ay Al-Shabaab ku qaaday guriga mar tida ee degmadaas, kaas oo dhaliyay khasaare dhim asho iyo dhaawac, waxaana dadka waxyeelada ka soo gaartay kamid ah guddoomiyaha Gedo, Axmed Buulle Gareed.
Somaliland oo lagu eedeeyay inay dish ay maxa abiis ay ku qabatay dagaal ka L/Caanood
Isimada dhaqanka SSC ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa war cusub kasoo saaray daga aladii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaaladaasi, kuwaas oo u dhexeeyo ciidanka milatariga Somal iland iyo kuwa deegaanka.
Waxgaradka SSC ayaa shaaca ka qaaday in So maliland ay dishay maxaabiis ay Dorraad ku qabatay dagaalkii ka dhacay aagga xerada Goojacadde ee duleedka Laascaanood.
Caaqil Cabdirisaaq Maxamed Xasan Falaalug oo ah afhayeenka Guddida 33-ka ayaa ku eedeeyay ciid amada Somaliland in si ka baxsan bani’aadanimada ay ula dhaqmeen maxaabiista, kadibna ay si bareer ah u toogteen, sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dhacdadaasi ay soo bandhigi doonaan, isla-markaana ay xogta rasmiga ah la wadaagi doonaan bul shada Soomaaliyeed.
"Maxaabiistu waa jirta baraha bulshadana waanu lasoo wadaagi doonaa, ragii waxay qabteen oo ay meesha kasoo daynayeen in ay badan koodii laay eena waa la haya” ayuu yiriCaaqil Cabdirisaaq Max amed Xasan Falaalug.
Afhayeenka oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in dhankooda ay hayaan maxaabiis ciidan oo ay ka qabsadeen Somaliland, balse ay ula dhaqmaan si wanaagsan.
Dhanka kae ma jir wax jawaab ah oo eedeyntan ka bixisay xukuumadda Somaliland ee hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, taas oo ku aadan xaaladda maxaabiista.
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Sool ay aa sidoo kale ku warramaya in Shalay ay dagan tah ay xaaladda Laascaanood oo ay Dorraad ku dag aalameen labada dhinac.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in we li ay is horfdhiyaan labada ciidan, isla-markaana suu ragal tahay inuu dib qarxo dagaalka ka socda mag aaladaasi.
Laascaanood ayaa waxaa bil ka badan ka socda dagaallo qaraar oo sababay dhimashada boqolaal qof iyo dhaawac ka badan kun qof oo u badan rayid aan waxba Shalaysan.
Abiy Ahmed oo sheegay inuu xisbigiisa musuq maasuq la dagay.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, ayaa sheegay in xis biga haya talada dalka Itoobiya ee Barwaaqo, uu xil igan wajahayo dhibaato dhinacyo badan leh, oo ay ugu horeyso tuuganimo, taasina ay caqabad ku tahay horumarkii la hiig sanayey.Warkani, ayaa waxaa la soo saaray markii xisbigu soo gebag ebeeyey shirkii guddida fulinta ee la bada maalmood u socday maalintii Jimcihii, March 8, 2015. Hoggaanka xisbiga, ayaa waxa uu sheegay in kuwa dalka xatooyada ka wada inay yihiin xubno ku jira dawladdaa, iyo kuwa wax maalgashada, iyo ur uro qeyb ka ah warbaahinta. Guddida fulinta ee xis biga Barwaaqo, ayaa ka dalbaday madaxda, xubna ha iyo taageerayaasha xisbiga, inay bari ka noqdaan dhaca xoolaha dadweynaha, isla markaana ay la dag aalamaan musuq maasuqa. Shacabka iyo qeybaha kala duwan ee warbaahinta, ayaa lagu sheegay in dhibaatada musuq-maasuqa ay ku baaheyso dhinac yo kala duwan oo ka tirsan dowladda dhexe, iyo dow lad goboleedyada.
Dhowr bilood ka hor, dowladda ayaa u waxay dhi stay hay’ad ka shaqeysa la dagaal anka musuq-ma asuqa, oo ay hogaaminayaan madaxda sare ee dowladda, si loogga hortago mus uq maasuqa ka jira hay’adaha iyo kordhinta isla xisaabtanka. Taasi ay aa waxay keentay in boqollaal qof lagu tuhmo inay ku lug leeyihiin musuq-maasuq, oo ay ku jiraan mas’uuliyiin sarsare oo dawladda ka tirsan markaana la xirxiray, kuwaasoo lahor keeni in maxkamad. .
Taliban oo mamnuucay beerista Xashiishka.
Hebatullah Akhundzadeh oo ah hogaamiyaha Taliban, ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay in gabi ahaanba ay mamnuuc tahay in lagu beero "Ba ng” oo Xashiis dalka Afghanistan. Afhayeenka Tali ban iyo waaxda arrimaha dowladda Taliban, ayaa daabacay qoraalka amarkan. Hoggaamiyaha Tali ban, ayaa ku amray maamulka inay burburiyaan beeraha "Bang” ama Xashi iska,
iyo inay ku ciqaabaan dambii layaasha "si waafaqsan sharee cada. "Bang” waa nooc ka mid ah geedka hemp. Dawladdii hore ee Afgaanistaan, ayaa waxay sidoo kale ku dhawaaqday beerista iyo isticmaalka daroog ada sharci-darro, laakiin "boqolaal kun oo hektar” oo dhul ah, ayaa dhab ahaantii lagu beeray.
Sanadkii ho re, hoggaamiyaha Taliban, ayaa ma mnuucay beerashada iyo soo saarista opium-ka, la mana soo hadal qaadin Xashiishka. Inkastoo hoga amiyaha Taliban uu amar ku bixiyay in la mamnuuco beerista iyo ka ganacsiga maandooriyaha, Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan maandooriyaha, ayaa warbixin uu soo saaray bishii November ee san adkii hore ku sheegay in tan iyo markii Taalibaan ay dib ula wareegeen awoodda, beerashada poppy ee Afgaanistaan ay kordheen in ka badan 30 boqolkiiba, iyadoo dakhliga kasoo xarooda maandooriyahanna uu kordhay saddex laab.
Amar kale oo loo nisbeeyay Hebatullah Akhundza deh, hoggaamiyaha Taliban, oo Shalay la daabacay, ayaa lagu wargeliyay dhammaan mas’uuliyiinta was aaradaha iyo waaxyaha dowladda, in shaqada laga eryo wiilasha aabbayaashood ka shaqaalaysiiyay go obaha ay maamulaan. Wareegtadan, ayaa lagu faray in laga joojiyo shaqada, iyadoo loo cuskanayo " qar aabo kiilnimo, iyo xiriiro gaar ah oo jira.
Xukunkan, ayaa lagu sheegay in haddii saraaki isha Taliban ay wiilashooda u magacaabeen xafiis, (la ruqseyn doo no), marka la ogeysiiyo xukunkan. Talibanka ayaa xil alka sare ee dowladda u qeybiyay xubnahooda.Ka mid ahaan la’aanta xubnaha dowl ada Taliban, ayaa waxaa marar badan dhaleec eey ay hay’adaha caalamiga ah iyo dalalka. Ilaa hadda ma cadda tirada carruurta ay dhaleen saraakiisha do wladda, ee uu saameyn doono xukunka cusub ee hoggaamiyaha Taliban
Tartan dhinaca orodka ah oo loogu mag ac daray Sayid Maxamed Cabdille Xasan oo Shalay ka dhacay magaalada Jigjiga
Waxaa Shalay magaalada Jigjiga ee xarunta do wlad degaanka Soomaalida lagu qabtay tartan dhi naca orodka ah, kaas oo ay ku tartamayeen qaar ka mid ah orodyahannada degaanka Soomaalida, Ardayda Jaamaca dda Jigjiga iyo xub no kale.
Tartankan orodka ah oo loogu magacd aray Sayid Maxa med Cabdille Xasan, ayaa waxay tartamayaa shu ordayeen qiyaastii 5km oo orod ah, iyagoo ku or dayay qaybo kamid ah laamida magaalada Jigjiga oo Shalay u xirnayd tartankan.
Gabagabadii tartankan ayaa waxaa la abaal mari yay tartamayaashii kaalmaha hore ka galay tartan kan orodka ah, iyadoo dhinaca ragga kaalinta 1aad iyo 2aad ay kala galeen Xamse Xasan iyo Barkhad Maxamed, halka Asma Cismaanna ay kamid ahayd gabdhihii kaalmaha hore ka galay tartankan.
Inta badan tartamada noocan ah ayaa waxaa soo diyaariya Xafiiska Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee dowlad degaanka Soomaalida, iyadoo tartanka Shalayna uu tartamadii hore kaga duwanaa iyadoo tartankan loogu magac daray Sayid Maxamed Cabd ille Xasan oo kamid ahaa halgamaayadii magaca
weyn kulahaa dhulka ay Soomaalidu degto.
MAXAY AHAYD SABABTII KA DAMBEYSAY IN MAREYKANKA IYO XULUFADIISU XUKUNKA KA TUURAAN SADDAM XUSEEN 20 SANO KA HOR? WAXAA LAGU EEDEYAY INUU SAMEYSANAYO HUBKA WAX GUMAADA
XIGASHADA SAWIRKA, COPYRIGHT GETTYIMAGES
20 kii bishii March , 2003, Maraykanka iyo xulafadiisa waxay ku duuleen Ciraaq, waxayna xukanka ka tuureen taliskii Saddaam Xuseen. Mareykanka ayaa xilligaas sheegay in Ciraaq ay haysato hubka wax gumaada oo ay khatar ku tahay nabadda caalamka , balse dalal badan ayaa diiday in ay taageeraan tallaabo milateri oo ka dhan ah Ciraaq.
Muxuu Maraykanku u rabay inuu Ciraaq ku duulo?
Dagaalkii Khaliijka 1990-1991, Maraykanku waxa uu hoggaaminayey isbahaysi caalami ah oo ciidamadii Ciraaq ee duullaanka ahaa ku qasbay in ay ka bax aan Kuwait.
Intaa ka dib, Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar tirsigiisu ahaa 687 oo ku amraya Ciraaq in ay burburiyaan dhammaan hubka wax gumaada, oo looa jeediyay hubka Nukli yeerka.
Sannadkii 1998-kii, Ciraaq waxay joojisay wada shaqayntii ay la lahayd kormeerayaasha hubka ee Qaramada Midoobay, Maraykanka iyo Ingiriiskana waxay kaga jawaabeen weerarro cirka ah oo ay ku qaadeen Ciraaq.
Kadib weeraradii Sebtembar 11, 2001 Al-Qaaci da ay ku qaadeen Xarunta Ganacsiga Adduunka ee New York iyo Pentagon-ka ee Washington, maamul kii Madaxweyne George W. Bush wuxuu bilaabay in uu sameeyo qorshooyin uu ku weeraro Ciraaq.
Madaxweyne Bush waxa uu ku andacoodey in Saddam uu sii waday kaydinta iyo samaynta hubka wax gumaada iyo in Ciraaq ay qayb ka tahay "dhiba atooyinka" caalamiga ah, oo ay weheliyaan Iran iyo Waqooyiga Kuuriya.
Bishii Oktoobar 2002, Kongareeska Mareykanka wuxuu oggolaaday adeegsiga awood ciidan oo ka dhan ah Ciraaq.
Dad badan oo ku nool Washington waxay mooday een inay jirto cadaymo muhiim ah oo muujinaya in Ciraaq ay haysato hubka wax gumaada iyo inay ah ayd khatar dhab ah,” ayay yiri Dr. Leslie Vingamori, oo ah agaasimaha barnaamijka Mareykanka ee Machadka Chatham House.
Bishii Febraayo 2003, Xoghayihii Arrimaha Dibad da ee Mareykanka Colin Powell wuxuu weydiistay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu siiyo fasax si uu tallaabo militari uga qaado Ciraaq, isagoo sheegay inay jabisay go'aannadii hore ee Gol aha Ammaanka, sababtoo ah waxay ku eedeeyeen inay haysato barnaamijka hubka wax gumaada.
Si kastaba ha ahaatee, goluhu kuma qancin maad aama xubnaha badankoodu ay doonayeen in korme erayaasha hubka ee Qaramada Midoobay iyo hay’ adda IEA - loo diray Ciraaq 2002 si ay uga keenaan warbixin ku saabsan caddaynta hubka wax guma ada.
Maraykanku waxa uu sheegay in aanay sugi doo nin warbixinta kormeerayaasha isla markaana waxa auu samaystay xlligaas ka dhan ah Ciraaq.
Yaa taageeray dagaalka?
30-ka waddan ee Isbahaysiga Galbeedka, UK, Australia iyo Poland ayaa ka qayb qaatay duullaankii.
Ingiriiska ayaa diray 45,000 oo askari, Australia waxay dirtay 2,000 oo askari, Poland waxay xilligaas dirtay 194 askari oo gaar ah.Kuwait waxay ogolaatay in duulaanka laga soo qaado dhulkeeda. Spain iyo Talyaaniga ayaa sidoo kale taageero diblu maasiyadeed u fidiyay isbaheysiga uu hogaamiyay Mareykanka, iyadoo ay wehliyaan dalal dhowr ah oo ku yaala bariga Yurub, kuwaas oo sheegay in ay aaminsan yihiin in Ciraaq ay leedahay barnaamijka hubka wax gumaada, ayna xadgudub ku tahay qara arada Qaramada Midoobay.
Maxay ahaayen eedeymaha ay Mareykanka iyo Britain u jeediyeen Ciraaq?
Xoghayihii arrimaha dibadda ee Mareykanka Colin Powell
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Xoghayihii arrimaha dibadda ee Maraykanka Colin Powell ayaa u sheegay Qaramada Midoobay 2003dii In Ciraaq ay leedahay "qalabka " lagu sameeyo hub ka haysashadiisa lagu eedeynayay Ciraaq.Si kasta ba ha ahaatee, wuxuu qirtay sanadkii 2004 in arrint aas caddeynteeda "aysan u muuqan inay xoog bad an tahay".
Dowladda Britain ayaa sidoo kale ku dhawaaq day gal sirdoon oo sheegayay in gantaalada Ciraaq lagu diyaarin karo 45 daqiiqo gudahood si ay ugu ga raacaan bartilmaameedyada Britain ee bariga Medi terranean-ka.
Tony Blair, ra’iisul wasaarihii Ingiriiska ee xilliga as, ayaa sheegay in aan "shaki ku jirin” in Saddaam Xuseen uu sii wado soo saarista hubka wax gum aada.
Labada dal ayaa si weyn ugu tiirsanaa eedeymo uga yimid labo nin oo Ciraaq ka goostay, oo mid uu ahaa Injineer ku xeel-dheer kiimikaad oo lagu mag acaabi jiray Rafid Axmed Alwan Al-Janabi iyo sarkaal sirdoon ahaa oo lagu magacaabi jiray Major Muxa med Harith, kuwaas oo sheegay in ay si toos ah wax uga ogyihiin barnaamijka hubka wax gumaada ee Ciraaq.
Labada nin ayaa markii dambe sheegay in ay arrimahaas oo dhan u sameynayeen in xulafadii uu hoggaaminayay Mareykanku ay duulaan ku qaadaan Ciraaq oo ay xukunka ka tuuraan Saddam.
Yaa diiday in uu dagaalka taageero?
Dawladaha deriska la ah Maraykanka, Canada iyo Mexico, ayaa diiday inay taageeraan. Jarmalka iyo Faransiiska, oo ah labada xulafada ugu weyn Ma reykanka ee Yurub, ayaa sidoo kale diiday inay bixi yaan taageero.
Wasiirkii arrimaha dibadda ee Faransiiska Domini que Villepin ayaa sheegay xilligaas in faragelinta mil atarigu ay noqon doonto "arrin adag".
Turkiga - oo xubin ka ah NATO oo derisna la ah Ciraaq - ayaa isana diiday in Maraykanka iyo xulafad iisa ay isticmaalaan saldhigyadooda cirka.
Sidoo kale dalalka Bariga Dhexe ee Maraykanka ka taageerayay Ciraaq dagaalladii Khaliijka ee 1990-1991, sida Sucuudi Carabiya ayaan taageerin duulla ankiisa 2003-dii.
Professor Gilbert Al-Ashqar oo ah khabiir ku xeel dheer siyaasadda bariga dhexe kana tirsan jaamac adda London ayaa yiri: "Dawladaha Khaliijka Carabta waxay moodayeen in qorshahaas uu ahaa mid waali ah, waxayna ka walaacsanaayeen in Iran ay maa musho Ciraaq kadib markii uu dhacay taliskii
Saddaam”.XIGASHO:-BBC
MADAXWEYNE PUTIN OO BOOQASHO LAMA FILAAN AH KU TAGAY MAGAALO KA TIRSAN DALKA UKRAINE
Madaxweyne Putin iyo Mikhail Razvozhayev, bar asaabka Sevastopol, oo ku sugan Crimea oo Ruu shku qabsaday
XIGASHADA SAWIRKA, REUTERS
Warbaahinta dowladda Ruushka ayaa ku warram eysa in madaxweyne Viladimir Putin uu booqasho la ma filaan ah uu ku tagay magaalada Mariupol ee dal ka Ukraine oo ay qabsadeen ciidamada Ruushka ka dib markii ay burburiyeen inta badan kaabayaashii magaaladaas.
Muuqaal rasmi ah oo la baahiyay ayaa muujinaya Mr Putin oo baabuur ku dhex maraya waddooyinka xilli habeen ah, ka dibna booqanaya goobo ku yaalla magaalada balse BBC -du ma aysan xaqiijin gooba ha uu sida gaarka ah u nooqday.
Waxa ay noqon doontaa booqashadii ugu horreys ay ee Mr Putin uu ku tago dhulka dhawaan la qabsad ay ee Ukraine. Wakaaladda wararka ee Tass ayaa sheegtay in uu halkaas ku tagay diyaarad helikobter ah oo uu la kulmay qaar ka mid ah dadka deegaan ka.
Muqaalka, ayaa waxaa la maqlayay sarkaal
Ru ush ah oo Mr Putin u sharaxaya sida ay u dhisan ta hay magaa
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 20-KA MAARSO 2023-KA-
..