NEWS Mucaaradka Kenya Oo Iclaamiyay Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Wiiliam Ruto

0
Friday March 17, 2023 - 16:32:59 in Wararka by
  • Visits: 165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    NEWS Mucaaradka Kenya Oo Iclaamiyay Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Wiiliam Ruto

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaqay fasax dadweyne oo maalinta Isniinta ah ee 20-ka bishan ka dhaqangalaya dalka Kenya, waxaana hadalkan uu jeediyay xilli uu la hadlayay taageerayaashiisa.

Dalka Kenya, wali waxaa kasii socda dibadbaxyada ay dhigayaan masuulyiinta xisbiga Azimio iyo taageerayaashiisa kaasoo doorashadii sanadkii hore looga adkaaday, balse dhowaan shaaciyay inay qaaddaceen natiijada doorashada oo aysan Madaxweyne Ruto u aqoonsanayn Madaxweyne.

Wasiirka Difaaca Kenya Aden Barre ayaa sidoo kale sheegay in Raila uu doonayo in laga qeybgalayo dowladda Madaxweyne Ruto balse ay iyagu diidan yihiin

Hogaamiyaha Mucaaridka Kenya Raila Odinga Oo Iclaamiyay Dibadbaxyo Kale Oo Ka Dhan Ah Dowladda Ruto – Borama News Network




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip