
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 15-KA MAARSO 2023-KA-
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka bilaabaya Asmara
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxam uud ayaa booqasho rasmi ah ay uga bilaabatey magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa Garoonka Diyaara daha ee Asmara si diiran u gu soo dhoweeyay Madaxweyne Isaias Afwer ki iyo mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Eritrea.
Inta uu joogo halkaasi, waxaa labada Mad axweyne ay yeelan doonaan kulamo la xiriira xo ojinta iskaashiga labada dal iyo guud ahaan arr imaha gobolka.
Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee Eritrea ayaa qeyb ka ah siyaas adda cusub ee Soomaaliya ee ku dhisan xiriir wanaagsan oo iskaashi oo lala yeesho dalalka deriska iyo gobolka intiisa kale.
Siyaasadda gobolka ee Soomaaliya ee naja xdey ayaa waxaa ka mid ah rajada ku biiritaan ka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (East African Community). Waxaa sidoo kale Soomaaliya ay bishii February 1-de eda ay magaalada Muqdisho ku martigelisay Shir madaxeedkii waddamada Safka Hore oo ay ka soo qeyb galeen hoggaamiyeyaasha Djib outi, Ethio pia iyo Kenya.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqad aha ka guddoomay safiirka Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya, Md.Xasan She ekh Maxamuud ayaa qasriga madaxtooy ada ku qaabilay safiirka cusub ee dowladda Itoobiya usoo magacowday Soo maaliya, si uu uga shaqe eyo sii xoojinta xiriirka lab ada dal oo daris.
Ugu horreyn madax weyne Xasan Sheekh ay aa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddo omay safiirka cusub ee dowladda Itoobiya Md. Mukhtar Mohamed Ware oo lagu so dhaweeyay xarunta madaxtoo yada qaranka.
Qaabilaadda kadib danjire Mukhtar Moham ed Ware ayaa madaxeynaha la wadaagay dha mbaal iyo salaan uu uga siday dhiggiisa dalka Itoobiya Marwo Sahle-Work Zewde.
Sidoo kale waxa uu uga mahadceliyey soo dhoweynta diiran ee uu kala kulmay dowladda Soomaaliyeed, isla-markaana loogu sameeyay xarunta Villa Soomaaliya.
Safiirka ayaa sidoo kale soo bandhigay dada alka uu ku bixin doono xoojinta xiriirka iyo wax wada qabsiga ku qotoma danaha qaran ee lab ada dowladood.
Dhankiisa madaxweynaha Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hamba lyeeyay Danjire Mukhtar Mohamed Ware xilka safiirnimo ee loo soo magacaabay, isaga oo la wadaagay in dowladda federaalka Soomaaliya ay la shaqeyneyso.
Danjiraha cusub ee Itoobiya ayaa maalmo ka hor soo gaaray Muqdisho, waxaana kusoo dhaweeyay Wasiirka arrimaha dibadda Sooma aliya, Abshir Jaamac Cumar (Huruuse) oo ku soo qaabilay xafiiskiisa wasaaradda oo ay ku yeesheen wadahadallo gaar ah.
Wasiir Huruuse ayaa sidoo kale xusay in dala lka Soomaaliya iyo Itoobiya oo daris ay ka dhe xeeyaan dano badan, sida ammaanka, socda alka, ganacsiga iyo diblumaasiyadda.
Si kastaba Itoobiya ayaa kamid ah dalalka xiriirka la leh Soomaaliya, waxayna ka qayb-qa ata dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, waxay na ciidamo ka joogaan Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Diinta, Guddoomiya ha G/ Banaadir, Wasiiru Dowlaha Amniga iyo Taliy aha Booliiska oo yeeshay kulan wadajir ah
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo ay wehliyaan guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuse en Jimcaale, Wasiiru Do wlaha Amniga Maxam ed Cali Xagaa iyo Taliy aha Ciidanka Boliiska S/ Guuto Sulub Axmad Firin ayaa Shalay kulan wadajir ah ka yeeshay magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa waxaa lo oga hadlay Arrimaha amniga, la dagaalanka Maandooriyaha iyo An shaxa dhalinyaradda.
Sababo ay ka mid yihiin Axmed Madoobe iyo Qoor Qoor oo dib u dhigay shirkii Baydhaba
Dib u dhac aan la shaacin sababta keentay ayaa ku yimid shirkii madaxda dowladda fede raalka iyo dowlad goboleedyada dalka ee gol aha wadatashiga qaranka, kaas oo lagu waday in Shalay uu ka furmo magaalada Baydhaba ee gobolka Bay.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la qor shey nayey in shirkaas uu furo ayaa Shalay dib ugu soo laabtay Muqdisho, kadib safar uu ku tegay dalka Eritrea.
Sida ay xog ku heshay Caasim ada Online wa xay u badan tahay in shirkaa si uu baaqdo ama dib u dhaco, maadaama madaxda qaar ay dal ka ka maqanyihiin.
Xogta aan helnay waxay intaas ku darey saa in madaxweyne Xasan Sheekh uu qorshey nayo inuu u safro magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo tababar uu ugu soo xirayo ciidan loo tababarayo dowladda Soomaaliya.
Sidoo kale Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku maqan dalka Imaaraadka Carabta, halkaas oo ugu yaraan hal maalin uu sii joogi doono, sida ay Caasimada Online u xa qiijiyeen xubno ka tirsan Madaxtooyada Jub baland.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qo or oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa wa rar soo baxaya waxay sheegayaan inay macqu ul tahay inuu berri u safro magaalada Dhuusa mareeb.
Inkastoo Villa Somalia ay Dorraad Baydhaba u dirtay wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha gu ud ee Madaxtooyada, hanada ma jiro hal mad axweyne goboleed oo tegay Baydhaba.
Talaadadii Shalay ee 14-ka Maarso ayaa la qorsheeyey in shirka madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed uu ka furmo Baydhaba, balse ma dhicin oo waa baaqday lamana shaa cin sababta rasmiga ahee kentay dib u dhacaas
Sidoo kale waxaa macquul ah in Madaxwey ne Xasan Sheekh uu safarka Uganda dib u dhig to oo shirka Baydhaba dib loo abaabulo, wixii ka dambeeya Arbacada berri.
Mahad Salaad oo ka falceliyey tallaab adii ay qaadeen xubnaha AQALKA SARE
Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Maxamed Salaad oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka fa lceliyay tallaabadii ay Shalay xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka So omaaliya ku meel-mariyeen Hindise Sharciyeed la-dagaalanka Argagixisada.
Sharcigan ayaa waxaa kulankii Shalay ee Golaha Aqalka Sare cod aqbal iyad ah ku meel-mariyay ilaa 29 Senator oo soo xaadiray kula nka.
Mahad Salaad ayaa Senator ada Aqalka Sar e uga mahadceliyay meel-mar inta sharciga as oo uu sheegay muhiimad u yah ay la dagaa lan ka kooxda Al-Shabaab.
"Waxa aan u mahadcelinayaa guddoonka iyo xildhibaanada Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Shal ay ansixiyay Hindise Sharciyeed la-dagaal anka Argagixisada,” ayuu yiri Agaasimaha Hay ’adda NISA Mahad Maxamed Salaad.
Sidoo kale wuxuu markale boggaadiyay Go laha Wasiirada iyo Golaha Shacabka oo iyagu horay usoo ansixyay Hindise Sharciyeed la-dag aalanka Argagixisada.
Waxaa sidoo kale sharcigan loo gudbin doo naa madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Md. Xasan Sheekh Maxam uud, si uu saxiixo, ka dibna loogu soo saaro faafin rasmi ah.
Golaha Aqalka Sare ayaa toddobaa dyadii dambe dardar-gelinayay shuruucda loo gudbi yay, isaga oo goluhu Dorraad ansi xiyay xubnaha guddiga madaxa-banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka dalka.
Guddigan ayaa waxaa Golaha horgeeyay was aaradda Caddaalada iyo Arrimaha Dastuur ka XFS, waxaana laba maalin kahor meel-mari yay guddigan Xildhibaana da G/Shacabka.
Xubnahan oo ka kooban shan xubnood ayaa golaha shacabka waxay u qaadeen cod, waxa yna ku ansixiyeen cod aqlabiyad ah, iyadoo ays an jirin mudane diiday ama ka aamusay.
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo gaaray Baydhabo
Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Joogta da ah ee wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Feysal Adan oo ay ka mid yihiin howlwadeenada wasaarada, Ha’adda UNDP iyo xubno ka socda xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa gaaray magaa lada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamul ka Koonfur Galbeed.
Waxaa magalada Baydhabo kusoo dhaweeyay masuuliyin ta wasaarada Caddaaladda oo ugu horeeyo wasiirka was aaradaas.
Ujeedka socdaalka ayaa ah in meel leysla dhigo qorshaha lagu qabyo tirayo laguna ho wlgalinayo xabsiga cusub ee laga furi doono ma galda Baydhabo.
Waxay noqon kartaa sawirka 11 qof, dad ta agan, bannaanka iyo qoraal odhanaya 'WELCO ME UNI7ED NATIONS NATIONS UNIES IA os'
Waxay noqon kartaa sawirka 7 qof, dad taagan iyo bannaanka
4 qof oo isku qoys ah oo ku geeriyooday hoobiye kusoo dhacay gurigooda oo kuya alay Baardheere
Hooyo iyo labadeeda carruur iyo qof kaloo marti u ahaa, ayaa ku geeriyooday Hoobiye ku soo dhacay hoygooda oo kuyaalay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Labo kale oo carruur ah oo isla qoyskan kat irsan ayaa dhaawacmay hoobiyaha.
Alshabaab ayaa Shalay tiro hoobiyayaal ah ku garaacay degmada Baardheere, wax yar kadib weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagusoo qaa day hoyga martida ee degma da Baardhe ere.
Guddoomiyaha gobolka Gedo ayaa ku dhaaw ac may weerarkaan, isagoo la xaqiijiyay inuu lug ka jabay, kadibna waxaa dhaawiciisa loo qaaday magaalada Muqdisho.
Saldhig ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Baar dheere ayaa guddoomiyaha xaaladiisa lagula tacaalay kahor inta aan loo duulin Muqdisho.
Alshabaan ayaa bilihii ugu dambeeyay weeraro iyo dilal ka dhan masuuliyiinta Gedo ka geysan aysay gobolkaas Gedo.
Maalmo ka hor ayay ahayd markii gurigiisa qarax loogu xiray guddoomiye ku xigeenkii lab aad ee Buurdhuubo, kaasoo ku dhaawacmay, sidoo kalena labo carruurtiisa ah ay ku geeriyo odeen qaraxaas.
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray tallaabadii Dorraad xii sadda ka abuurtay Muqdisho ee shacabka de gan guryaha Bangiga dhexe ee Bangaariyo loo ga saarayay.
Waxa uu sheegay in tallaabadaasi kadib uu si buuxda ula wareegay dhulka iyo guryihii uu la haa Bangiga Dhexe ee degamada Wadajir.
"Shalay oo ay taarikhdu ku astaysantahay 13-ka Maarso, 2023, Bangiga Dhexe ee Soom aaliya waxuu si sharci ah ula soo wareeegay dhulka iyo Guryaha Bankiga (Bangaariyo) ee ku yaala Degmada Wadajir gaar ahaan xafadda
Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo war ka soo saaray arrin xiisad ka abuurtay Muqdisho
Booliska DF ayaa Dorraad bilaabay iney qas ab ku saaraan shacabka deggan guryaha Bangi gadhexe ee ku yaalla Ba ngaariyo ka dib war qad dhowaan kasoo baxday Maxkamada G/Banaadir oo dhulkaas lagu ban eynayo
Dhulkan oo ah mid baaxad leh ayna ka dhisan yihiin guryo fara badan oo ay dhistay dowladii kacaanka ayaa ku yaalla inta u dhexeysa garoo nka Aadan Cadde iyo xa afada Ceel-qalow ee degmada Wadajir, wax aana ku noolaa boqolaal qoys, iyadoo xiligii beri samaadkii la dejiyey qoysaska shaqaalaha ban kiga Dhexe ee waagaas shaqeynayey.
Siyaasiyiin ka soo horjeeda dowlada ayaa shaki ka muujiyey in dowladu ay arrimo dan gu ud ah ka leedahay dhul kaas, iyagoo tusaale u soo qaatay sida Dowla da Xassan Shiikh muddo xileedkeedii hore ay u maareysay dhulkii uu lahaa garoonka Aadan cadde ee hadda loo yaq aano Jaayga oo markii shacabkii degenaa laga kiciyey ay qasriyo iyo daaro waaweyn ka dhist een shaqsiyaad ka tirsan qoyska Madaxweyna ha, Wasiiro iyo dad kale oo awood ku lahaa do wlada.Bankiga dhexe ee Somalia oo Habeen hore war ka soo saaray baneynta dhulka bangaariyo ay aa sheegay in dhulkaas oo bankigu lahaa uu dib ula soo wareegay.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEED BANKIGU KA SOO SAARAY ARRINTAN
War saxafadeed rasmi ah
Shalay oo ay taarikhdu ku astaysantahay 13-ka Maarso, 2023, Bangiga Dhexe ee Soomaaliya waxuu si sharci ah ula soo wareeegay dhulka iyo Guryaha Bankiga (Bangaariyo) ee ku yaala Degmada Wadajir gaar ahaan xafadda Buulo-xuubey.
Go’aanka la wareegista dhulka waa mid loo maray si waafaqsan dastuurka, iyo Shuruucda dalka. Sida uu qabo qodobka 87-aad ee xeerka madaniga Soomaaliyeed oo ka hadlaya hantida garan-ka waxuu si cad u sheegayaa inaan la iibin karin, la rahmi karin ama lawareejin karin hanti Qaran oo ay leedahay dowladdu. Bangiga isagoo tixgaliya mudnaanta iyo baahida uu u qabo ka fai’daysiga dhulkiisa ayuu u maray si waafaqsan hanaanka garsoorka dalka inuu hantidiisa si sharci ah dib ula soo wareego.
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya waxuu si waafaaqsan sharciga ula soo wareegi doonaa dhamaan hantidiisa kale ee shacabku sida sharcidarada ah ku daganyihiin. Dhamaad.
Xigasho:allbanaadir.org
Qorshaha safarka Xasan ee Asmara oo la shaaciyay
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxam uud ayaa Dor raad galin kii dambe gaa ray magaala da Asmara ee dalka Erit rea.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa caa simada Eritrea ee Asmara uga bilaabatay boo qasho rasmi ah oo laba maalin ah, sida ay shee gtay inay ogaatay Caasimada Online. Booq ashada madaxweynaha ee Asmara ay aa wax ay qeyb ka tahay siyaasadda cusub ee Soo maaliya, taasi oo ku saleysan xiriir wanaag san oo iskaashi ah oo lala yeesho dalalka deris ka iyo gobolka intiisa kale, sida ay shaacisay wasaaradda warfaafinta. Xasan Sheekh Max amuud ayaa inta uu joogo halkaasi waxaa uu kulan muhiim ah la yeelan doona dhiggiisa Eri trea Isaias Afwerki kuwaasi oo looga hadli do ono xoojinta iskaashiga labada dal iyo guud ah aan arrimaha gobolka.
Safarka madaxweynaha ee Asmara ayaa yi mid kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay madaxweynaha Eritrea.
Eritrea ayaa waxaa tababar uga socda kum anaan ciidamo ah oo dhawaan loo qaaday, iy ada oo bilo ka hor qeybo ka mid ah ciidamadii muddada sanadaha dalkaas tababarka ugu ma qnaa dib loogu soo celiyay dalka.
Safarkan ayaa ah kii saddexaad ee madaxw eynaha uu ku tago dalka Eritrea tan iyo markii dib loo doortay 15-kii May, ayada oo safarkii koowaad uu dhacay 9-kii July 2022.
Siyaasadda gobolka ee Soomaaliya ee naj axdey ayaa waxaa ka mid ah rajada ku biirita anka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (East African Community).
Waxaa sidoo kale Soomaaliya ay bishii Febr uary 1-deeda ay magaalada Muqdisho ku mar tigelisay Shir madaxeedkii waddamada Saf ka Hore oo ay ka soo qeyb galeen hoggaam iye yaasha Djibouti, Ethiopia iyo Kenya
Xigasho:-caasimadda.net
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Shalay Xukun ku riday Sarkaal ka tirsan ciidanka Xoogga dalka
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciid amada qalabka sida ee dowladda Feda raalka Soomaaliya ayaa Shalay xuku n ku riday Sa rkaal ka tirsana ciidanka xoogga dalka Soomaa liya oo loo heysto dilka maxbuus ka tirsana kooxda Al-shabaab.
Maxkamada ciidamada qalab ka sida ayaa Shalay Sarkaalka an oo lagu magacaabo Cabdullaa hi Maxamed Cosoble ku riday xukun Diya adag oo ah Qisaasta Marxuum Aad an Gaarac Habarwa iyo shan sano oo xabsi cii dan ah, sida uu warbaahinta u sheegay guddo omiyaha Maxkamada daraj ada koowaad Gaa shaanle Xasan Cali Nuur Shuute.
Marxuum Aadan Garaac Habarwaa ayaa la sheegay inuu u geeriyooday biyo hafin bishii la soo dhaafay 23-keedii, kaasoo u xirnaa kiis la xariiray maleegista qaraxii lagu dilay Taliyahii Ururka 28-ee ciidanka xoogga dalka Soomaal iyeed.
27-kii bishii Febraayo ayay aheyd markii kii ska Sarkaalkaan Shalay la xukumay loosoo wa reejiyay magaalada Muqdisho, waxaana xusid mudan in xiligaas uu garoonka degmada Dool oow ka dhacay weerar ay soo qaadeen Malee shiyaad ku heyb ahaa Sarkaalkaan oo diidana in loo soo qaado Muqdisho.
Weerarkaasna waxaa dadkii ku dhintay ka mid ahaa Taliyahii amniga garoonka diyaarada ha degmada Dooloow Maxamed Xuseen Cabd uulaahi Ganeey, waxaana xiliga weerarkaasi uu dhacaayay garoonka ku sugnaa guddoomiyaha Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada
qalabka sida G/le Xasan Cali Nuur Shuute.
Shir laga yeeshay Amniga degaannada Jubbaland
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxwey ne Ku-xigeenka Dowlada Goboleedka Jubbala nd Maxamuud Sayid Aadan ay aa Shalay shir gudoomiyey Shir ka Bilaha ee Amniga Jubbal and kaas oo bishiiba mar la qabto.
Shirkan waxaa kasoo qeyb galay Xubno ka ti rsan golaha Wasiirada Jubb aland, sarakiisha ciidamada kala duwan ee Jubb aland, Xooga dal ka iyo Saraakiil ka soc otay howlgalka ATMIS.
Waxaa shirkan diirada lagu saa ray howlgaladii u danbeeyay ee Ciidamada kala duwan ay sameeyeen iyad oo warbixino lagaga dhagayst ay Taliyayaasha Ciid amada. Shirkan ayaa loo ga Tacsiyeyay Dadkii ku Wax yooloob ay Qara xii ay Al-Shabaab ka Geysteen D/Baardheere ee G/ Gedo.
Dalladda Waxbarashada SAFE oo dhalii shay Shirka Waxbarashada Qaran ka ee ka socda Muqdisho
Dareenka Daladda Waxbarashada SAFE ay aa kasoo dhaliishay shirka Waxbara shada Qa ranka ee ka socda Magaalada Muqdisho 13-17 Maarso 2023.
Qoraal kasoo baxay Dalladda oo ka kooban hal Bog ayaa waxaa la gu yiri” Ka dib markii ay masuuliyiinta daladda waxbarashada SAFE dha geysteen baaga wasiirka waxbarashada Sooma aliya iyo ujeedooyinka waaweyn ee uu sheeg ay, kadib markii ay si taxadar leh u qiimeeyeen sida shirweynaha loo furay iyo ka soo qaybgala yaasha shirkweynaha oo furmay 13 Maarso 2023 socon doonana ilaa 17ka Maarso 2023.
Qoraalka oo aad u dheer ayaa sidoo kale lagu faah faahiyay sababta keentay inay shirka asi uga soo horjeestaan, taas oo ay ku sheeg een in uusan laheyn ujeedooyin cad.
Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka oo dhameystiran.
Waxay ahayd toban sano kahor June 2013, markii shir waxbarasho heer qaran ah lagu dha waaqay oo aan lahayn yoolal iyo ujeedooyin cad cad, isla markaana aan door fiican ku la hayn daneeyayaasha waxbarashada gudaha ku wooda ugu muhiimsan oo xog ogaal buuxa ka ahaa waxbarashada dalka ugu dambeyn Mira ha shiweynahaas laysma weydiin.
Sidaa darteed Daladda waxbarashada SA FE waxay dareen weyn ka muujineysaa shirka
waxbarashada Qaranka ee Wasaaradda wax barashada, hiddaha iyo Tacliinta sare DFS ku dhawaaqday kana furmay magaalada Muqdisho 13ka Maarso 2023.
Qodobbada ugu muhiimsan ee nabad-dhisid da iyo tayaynta waxbarashada waxaa ka mid ah
inaan la siyaasadeen waxbarashada, koox gaar ahna loo xirin islamarkaana siyaasadda waxba rashada gaarka ahna meel lagu ogaado.
Hadaba, dalladda waxbarashada SAFE wa xay u aragtaa in shirka waxbarashada Qaranka inuu yahay mid aan helin wadatashigii uu mud naa, xog rasmi ahna ku fadhin qabshadiisa, iyadoo
laga duulayo cashiradii horay looga bartay waxbarashada dalka iyo qiyamka Bulshada Soomaaliyeed sidaa darteed Dalladda Wax bara shada SAFE waxay cadeynaysaa in shir kaan wax natiijo miro dhal ah kasoo baxayn, ma rka laga reebo in laga soo saaro qoraal marin haboowsan oo goobta
Shirka laga soo saaray aan dhaafi doonin.
Talo soo jeedin
SAFE SAFE EDUCATE
Waxaan ku talineynaa in si cilmiyeysan dib u eegis loogu sameeyo guud ahaan waxbarash ada dalka, waqti ku haboon la siiyo, lana talo ga liyo hay’adaha xogaha gacanta ku haya islam arkaana aqoon iyo qibrad u leh waxbarashada guud ahaan, islamarkaana laga ilaaliyo waxbar ashada hay’adaha iyo shaqsiya adka geed fa dhiga aan u ahayn waxbarashada dalka. Xigasho:-radiorisaala.com
Xogta dagaal ka dhex qarxay Shabaab iyo Daacish+ mashruuc la isku hayo
Dagaal u dhaxeeya maleyshiyaad ka kala tir san Al-Shabaab iyo Daacish ayaa kasoo cus boona adey bariga Punt land, sidda uu warsid aha Garowe Online u xaqiijiy een mas’uul amm aan. Illo wareedyo ayaa caddeeyay in iska-hor-imaadka uu dagaalameyaasha ka kala tirsan labadda ko oxood xagj irka ah uu ka dhacay degmadda Bal idhidin ee gobolka Bari.
Illaa haatan si dhab ah looma ogga waxa sa babay dagaalka. Mas’uuliyiinta ammaanka dowl adda Puntland ayaan wali war rasmi ah kasoo saarin colaadda ka dhex-qarxdey labada daraf.
"Isgaarsiinta degaanka ayaa la xayiray. Isu-soc odka aggaas ayaa sidoo kale la joojiyey. Khasa araha dhimasho iyo dhaawac ee soo kala gaa rey wali lama xaqiijin karo,” ayuu raaciyey sark aal dhinaca sirdoonka ah.
Sarkaalkan oo codsadey in aan magaciisa lasoo xigan sababo ku aadan in aan loo ogo layn in uu la hadlo warfidiyeenka ayaa rumeys an inay u badan tahay in dagaalkan salka ku ha yo "colaadii soo jireenka ahayd”.
Xoogaga argagixisadda ah ee Al-Shabaab iyo Daacish ayaa horey buuraha Cal-miskaad isla gobolkaas waxay ku dagaalameen dhama adka sanadkii 2018-kii iyo bilowga xagaagii 2019-kii. Tan iyo xilligaas, waxaa dhexmartey tac shiirad kooban. Mukhaabaraadka Soomaal iya iyo reer galbeedka ayaa rumeysan in daga ala daas ay labada kooxood ku waayeen daga ala meyaal iyo horjoogeyaal unugyo.
Puntland oo xalka gaartay Shaqaaqo ka dhacday Magaalada Gaalkacyo
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali ayaa shir-gudoomiyey ku lan ay isugu yimaadeen qaar kamida Nabadoon ada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug
Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka, Gudoomiy aha Degmada Xarfo, Na badoo iyo waxgarad ayaa ka qayb galay kulan ka, Shirkan oo ah Wajiga 1aad ee kulanka Wax gar adka iyo Nabadoonada laba beelood oo wa laala kuwaas oo ka xaaltamayey Dilka Allaha U naxaristee Marxuum Cawil Cabdi Jowte oo ma almo ka hor lagu dilay M/Gaal kacyo.
Laamaha Amniga Gobolka Mudug oo gacan ka helaya Shacabka ayaa ku guulaystay soo qa bashada Gacan ku dhiiglihii dilka gaystay, iyag oona ay ka wada xaaltameen Nabadoonada la bada Beelood kuwaa oo ku heshiiyey in la qisa aso gacan ku dhiiglaha si looga oofiyo xadka.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Faysal oo kul anka shir-gudoominayey ayaa bogaadiyey is af-garadka iyo heshiiska laba Beelood ee dhacd adaasi isagoona sheegay inay ka maamul ah aan diyaar u yihiin door kasta oo lagu dardargal inayo Heshiisyada Beelaha iyo Bulshooyinka Gobolka Mudug wada dega.
Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in loo bahanyahay in doorashooyin deg deg ah la galo
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ca bdi, ayaa sheegay in loo bahanyahay in wakhti xaadirkan lasoo doorto madaxweyne, iyo xi sbiyo cusub.
Madaxweynuhu waxa uu sheegay in anay suuragal aha yn in doorasho la'aan lagu sii jiro, waxuuna tilmaamay in sharcigu sheegayo in 5 tii sannoba hal mar la dooro madaxweyne, inkasta oo dha waan 2 san no loo kor dhiyay isaga.
"Dalkan hadaanu doora sho galin oo aan la dooranin madaxda, ama madaxweynaha soo socda iyo cidii kale ee doorashadeedu taagan tahayba dee socon maayo, distoor keena ayaa dhigaya in 5 tii sannoba mar la cusboonaysiiyo" ayuu yidhi Madaxweyne Biixi.
Waxa uu sheegay in uu guddida doorashoo yinka uu uga fadhiyo in ay miiska soo saaraan wadadii doorashada loo mari lahaa iyo wakhtigii la qaban lahaa, waxaanu sheegay in qasab ay tahay in doorasho la galo wakhtigan.
Waxa uu sheegay in lagu jiro wakhti sadde xdii xisbi wakhtigoodii dhacay, oo anay doora sho gali karin ilaa oo dib loo doorto, isla marka ana ay taaganyihiin 10 urur oo diyaar u ah in ay usoo baxaan xisbiyo rasmi ah.
Doorashada madaxtooyada ayaa dib u dha cday kadib khilaaf daba dheeraaday oo u dhexe eya madaxweynaha iyo xisbiyada mucaaradka, khilaafkaas oo aan wali xal buuxa laga gaadhin.
Guddoomiyaha G/ Gedo iyo Masuuliyiin kale oo Qaraxyo Ismiidaamin ah lagu weeraray
Faah Faahinno dheeraad ah ayaa kasoo bax aya Qaraxyo ismiidaamin ah oo Shalay lagu weeararay degmada baar dheere Gobolka Gedo, waxaana si gaar ah loo weeraray Guriga Martida Degmada oo la sheegay inay degaganaayeen Masuuliyiin ka tirsan Gobalka.
Weerarka oo ahaa mid aad u xooggan ayaa wararkii ugu dambeeyay waxaa ay sheegayaan in Guriga lagu qaaday ay deganaayeen Abaa nduulaha qeybta 43-aad ee ciidamada xoogga korneyl Axmed Cabdullaahi Xirsi (labaale) iyo guddoomiy aha gobolka Gedo Axm ed Bulle Gareed.
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhash ay, waxaana warar hoose ay tilmaamayaan in Mas uuliyiin ay ku dhaawacmeen oo uu ka mid yah ay Guddoomiyaha Gobolka.
Dhammaan waddooyinka soo gala magaalada ayaa la xiray, waxaana socda howgallo ballaar an oo ay wadaan Ciidanka amamanka. Shacabka BOOSAASO oo horseeday in la fashiliyo qarax culus oo la qorsheeyey
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo bax aya howlgal qorsheysan oo ay Shalay ciid amada ammaanka Puntland ka sameeyeen qa ybo kamid ah magaalada Boosaaso ee xarunta ga nacsiga ma
amulkaasi, sidoo kalena ah xarunta Bari.
Howlgalkan oo qaraxyo la gu fashiliyay ayaa wax aa fuliyay ciidamada sida gaarka ah u taba baran ee maamulka Puntland, ka dib markii ay xog ka heleen dadka shacabka ah, oo soo shee gay qaraxyo la qorsheey ey.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay soo saareen qaraxyo lagu diyaariyay merfish ja ad oo ku yaalla gudaha magaalada Boosaa so, ayaga oo aan geysan wax khasaare ah.
Ciidamada howlgalka sameeyay ayaa ay isku hareeyay goobta, waxayna kadib xireen aagga meesha qaraxyada lagu diyaariyay, taas oo sa hashay in la fashiliyo qaraxyadaas, ayaga oo aan dhalin wax khasaare nafeed iyo kuwa hant iyeed intaba.
Saraakiisha laamaha ammaanka ee magaala da Boosaaso oo ka hadlay howlgalkaas ayaa sheegay inuu guuleystay, waxayna u mahad celiyeen shacabka ku dhaqan magaaladaasi.
Weerarkan ayaa la rumeysan yahay inay ka da mbeeyaan kooxaha argagixisada oo weli ku xoo gan qaybo kamid ah dhulka buuraleyda ee gob olka Bari ee Puntland.
Boosaaso ayaa waxaa muddooyinkii u damb eeyay ka dhacayey falal liddi ku ah amniga, ku waas oo isugu jiro qaraxyo iyo dilal qorsheysan intaba.
Kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish ayaa inta badan fuliya weeraradaas, kuwaas oo ka hortag kala kulma ciidamada ammaanka ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.
Si kastaba, todobaadkan ayey aheyd markii 13 kamid ah Shabaab iyo Daacish lagu toogtay magaalooyinka Boosaaso, Gaalkacyo iyo Garo owe, kadib markii horay xukun loogu riday.
Madaxweyne Biixi: Arrinta Laascaanood waa arrin Somaliland gudaheeda ah
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in colaada Laascaanood ay tah ay shacab reer Somaliland ah oo xukuumad oodii wax ka tabanaya, isla markaana cidii gac an ka gaysanaysa nabadaynteeda laga rabo in ay sida ku shaqeeyso.
Madaxweynaha ayaa sheegay in ka xukuumad ahaan ay mudnaanta siinayaan xal u helista colaada Laascaanood, isa ga oo sheegay in ay ahayd xasarad aan la filanayn oo nasiib daro ah.
"Sannadkan mudnaantayo waxay saarantahay dhibaa tada ka jirta gobolka Sool oo ah dhibaato aynaan filayn, nasiib darana ah, in aynu u xalino si naba da, dowlad ahaan marwalba waxaanu ku dhaw aaqaynay xabad joojin iyo in ay ciidamadu is xa kameeyaan" ayuu yidhi madaxweyne Biixi.
Waxa uu sheegay in arrinta Laascaanood tahay arrin Somaliland gudaheeda ah "Xalka sidaanu u aragnaa waxa weeyi arrintani waa arrin Soma liland gudaheeda ah, waa dad muwaadiniin So maliland ah oo wax ka tirsanaya dowlada, wa xay u baahanyihiin in loo fadhiisto oo la dhagay sto dowlad ahaana diyaar ayaanu u nahay".
Madaxweynuhu waxa uu sheegay in ay soo dhawaynayaan cidkasta oo gacan ka gaysa naysa nabadaynta Laascaanood, laakiin cida xalka galaysa ay noqoto cid aaminsan in ay tah ay arrin Somaliland dhexdeeda ah, wuxuuna u digay Puntland oo uu sheegay in ay faraha kula jirto Sool.
Waxa uu sheegay in qaarada Afrika ay ku dhisantahay xadadkii uu isticmaarku sameeyay isla markaana anay jirin cid badali karta xud uudihii isticmaarku dhigay, hadii la taabtana ay Afrika oo dhani qalalaase gali doonto.
Madaxweynu waxa uu sheegay in xaalada Laa scaanood nabad lagu soo dabaali doono, isaga oo rajo fiican ka muujiyay in laga heshi iyo, dhi naca kale Garaadada ku sugan Laascaa nood ayaa wali ku baaqaya in ciidamada Somaliland ka baxaan deegaa nadaas.
Garaad Jaamac: Reer Sheekh Isaxaqow Ingir iis idinma dhalin, dhaxalkiisa sabab aad u yeelataana ma jirto
Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in aanu aqoonsanayn xuduudii Ingiriiska ee So maliland oo ay Somaliland ku doodo in ay tahay xuduud sha rci ah Afrika ku dhisantahay.
Garaadku waxa uu sheegay in hadii ciidamada Somaliland ka bixi waayaan deegaanada uu garaadka ka yahay, ay sa babi karto dhibaato daba dhe eraata, isaga oo sheegay in Ingiriisku aanu go'aamin karin meesha xuduudu noqonayso.
"Arrintani intii ay riiq dheeran lahayd ee ay dhul kale gaadhi lahayd miyirka ha lagu soo celiyo, oo hala yidhaahdo reer Sheekh Isaxaaqow gury ihiina ku noqda, guri nin kale Ingiriis idinma siin karo, Ingiriis idinma dhalin, maydaan dhalin, dhaxal kiisa sabab aad ku yeelataan ma jirto" ayuu yidhi Garaad Jaamac Garaad Cali.
Garaadku waxa kale oo uu kasoo horjeeds aday dalabka Somaliland ee ah in xoogaga hub aysan ee Somaliland kasoo horjeeda laga sa aro magaalada Laascaanood, isagoo sheegay in dadka dagaalamayaa dadkii deegaanka yih iin, isla markaana aan la saari karin.
Dhanka kale, ciidamada Somaliland ayuu u gu baaqay in ay ka baxaan deegaanada uu ga raadka ka yahay, isaga oo sheegay in hadii loo baahdo uu qoriga qaadan doono, hadii Somali land ay diido in ay ciiidankeeda kasaarto deega anadaas.
Somaliland ayaa dhankeeda sheegta in dhu lka Somaliland yahay dhulkii uu maamuli jiray gumaystihii Ingiriisku, dhulkaasi oo 1960 noq day dowlad madaxbannaan, lakiin muddo yar ka dib la midoobay Soomaaliyadii Talyaani ga ka xorowday.
Wafti ka socda Taiwan oo kulan la qaatay xukuumada Somaliland
kulan dhexmaray wafti ka socda Wasaar ada Dhaqaalaha ee Taiwan, iyo madax da Wa saarada Ganacsiga Somaliland, ayaa laga ga wadahadlay iskaashi ganacsi iyo dhaqaale oo ay labada dhinac yeelanayaan.
Madaxda wasaarada ganacsiga ayaa ugu horayn soo dhaweeyey waftiga oo uu hogaamin ayo Eugene Y.J. Chen oo ah Agaasimaha Guud ee Iskaashiga Caalamiga ah ee Wasaara dda Dhaqaalaha ee Taiwan, waxayna ka wada hadleen sidii xidhiidh ganacsi dhinacyadu u yee lan lahaayeen.
"Waxa lagaga wada hadlay iskaashiga laba da wadan ee dhinaca ganacsiga & dhaqaalaha. Waxa siddoo kale labada dal dhawaan ay yeel an doonnaan heshiis rasmi ah o dhinaca gaca nsiga iyo dhaqaalaha ah," ayaa lagu yidhi war saxaafadeed kasoo baxday kulanka.
Xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland ayaa soo bilowday sannadkii 2020, markaasi oo labadan xukuumadood ee aan aqoonsiga haysanin ka xanaajiyeen dowladaha Shiinaha iyo Soomaal iya, oo Somaliland iyo Taiwan u arka in ay ka tir sanyihiin dhulkooda.
Taiwan oo xafiis dibulumaasiyadeed ku leh Hargaysa, ayaa sannadihii lasoo dhaafay xukuu mada Somaliland gacan kasiisay in ay la tacaa sho masiibooyin dhowra oo uu kamid ahaa xan uunkii adduunka aafeeyay ee COVID-19.
Hadaba, Taiwan ayaa sida ay hore u sheeg tay xiisaynaysa in ay xidhiidh ganacsi la yeelato Somaliland, iyada oo soo hadal qaaday khayra adka macdanta iyo shidaalka, oo ay rabto in ay Somaliland kala shaqayso soo saaristooda.
Mareykanka: Magacyada Soomaali lagu soo oogay inay lunsadeen lacag oo la soo ban dhigay
Dacwad-Oogayaasha Federalka Maraykan ka waxay soo bandhigeen Dacwado ka dhan 10 Eedeysane oo dheeraad ah, kuwaasi oo lala xiri irinayo Khiyaano Baahsan oo lagu dhacay Mala ayiin Dollar oo loo qoondeeyey in lagu quudiyo carruurta baahnaa muddadii lagu guda-jiray Xil liga Aafada ee COVID-19.
Dacwad-Oogayaasha waxay sheegeen inay 60 qof haatan lagu soo oogay Dacwado lagu lunsaday 250 milyan oo Dollar.
Sanadkii hore, 50 Eedeysanayaal Somali Ma raykan ah ayaa lagu soo oogay Kiisas noocaasi ah, iyadoo ay 6 Eedeysane oo keliya qirteen Dacwadaha lagu soo oogay
Xeer-Ilaaliyaha Maraykanka ee Gobalka Mi nnesota, Andy Luger oo Shir Jaraa’id qabtay Dorraad oo Isniin ahayd (13-kii March 2023) wa xa uu ka hadlay Dacwadaha lagu soo oogay 10 qof ee Somali-Maraykanka ah, wuxuuna sheeg ay inay rajeynayaan inay keenaan Dacwado Cu sub mustaqba lka.
Waxa uu intaasi ku daray inay Maamulayaa sha Federalka ay gacanta ku dhigeen Hanti ka la duwan oo lagu qiimeeyey 66.6 milyan oo Dol lar oo ay ku jiraan Gaadiid lagu qiimeeyey 4 Milyan oo Dollar.
Xeer-ilaaliyaha Gobalka Minnesota, Andy Lu ger waxa uu tilmaamay in 60-ka Eedeysane la haayeen Hantidaasi la soo qabtay.
Eedeysanayaashaasi waxaa la sheegay Hal kii ay Lacagta Federalka ku quudin lahaayeen Carruurta Baahan inay lunsadeen Lacagihii, ku na iibsadeen Hanti Khaas ah, sida Hantida Ma-guurtada, Gaadiidka Raaxada iyo Socdaal Dalx iis iyo Tamashlayn ahaa, waa sida lagu xusay Xogta Kooxda Kiiskan ugu qaabilsan Dembi-baarista dalkaasi.
Sida laga soo xigtay Dukumentiyada Maxka madda Federalka waxaa qaar ka mid ah Eedey sanayaasha lagu eedeynayaa inay lunsadeen inta u dhexeyso 1.1 milyan oo Dollar ilaa 11.8 Milyan oo Dollar oo ah Lacagihii Federalka ee Cuntada Kaalmada (Food-aid money).
La-dacweeyayaasha oo dhan waxaa la rum eysan yahay inay ku sugan yihiin gudaha dalka Maraykanka, iyadoo dhowr ka mid ah kuwii la soo dacweeyey sanadkii hore ay isku dayeen in ay ka dhoofaan Maraykanka, halka kuwo kal ena iyagoo Dibedda ku maqan lagu soo oogay Dacwado.
Dhinaca kale, Magacyada dadka Somali-Mar aykanka ee Dorraad lagu soo oogay Dacwadda ha ayaa la soo bandhigay, waxayna kala yihiin:-
1- Mohamed Ali Hussein oo deggan Faribault,
2- Lul Bashir Ali oo deggan Faribault,
3- Mulata Yusuf Ali oo deggan Minneapolis,
4-Kawsar Jama oo deggan Eagan,
5- Abdikadir Kadiye oo deggan Minneapolis,
6- Abdulkadir Awale oo deggan Bloomington,
7- Khadra Abdi oo deggan Minneapolis,
8- Ayan Farah Abukar oo deggan Savage,
9- Sade Osman Hashi oo deggan Minneapolis,
10- Sharon Ross oo deggan Big Lake.
Hoggaamiyaha sare ee Iran oo cafis u fidi yey 22,000 oo maxaabiis ah
Iran ayaa ku dhawaaqday in hoggaamiyaha sare ee dalkaasi uu cafis u fidiyey in ka badan 22,000 oo qof oo loo xidhay mudaharaadadii dawladda looga soo horjeeday ee dalkaas ka dhacay, hase ahaatee ma jiro cid si rasmi ah u xagiijin karta warka sii daynta ee ka soo baxay xukuumadda dalkaas.
Bayaan ka soo baxay madaxa garsoorka ee dalka Iran ayaa markii ugu horraysay si weyn loogaga hadlay baaxadda ay le’eg tahay hawl gallada ay dawladda ee ka dhanka ahaa mudaharaa dayaasha ka soo horjeeday xukuumadda, kuwaas oo soo bilaabmay, ka dib geeridii Mahsa Amini oo 22 jir ahayd.
Illaa haatan waxaa dalkaas ka jirta cadhada ka dhalatay geerida gabadhaas yar iyo weliba habka ay laamaha ammaanka ee dalkaasi ula macaamileen, mudaharaadada, arrintaas ayaa taabatay guud ahaan, xasiloonida dalka iyo dha qaalahaba.
Wakaaladda wararka ee dalka Iran ayaa ka soo xigatay madaxa garsoorka ee dalkaas, inuu hore u sheegay in hoggaamiyaha sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei inuu cafis u fidin doono, qaar badan oo ka mida max aabiista la qab qa btay intii ay socdeen mud aharaadadu, iyada oo lagu soo beegayo bisha barakaysan ee Rama daa nta, taas oo bilaabanaysa dhammaadka toddobaadka soo socda.
Madaxa garsoorka ee dalka Iran ayaa sheeg ay in illaa 82,656 oo qof in la xabsiga la dhigay, halkaas oo qaar ka mida haatan cafis loo fidiy ey. 22,628 ka mida maxaabiistaas ee la cafiyey ayaa iyaga la xidhay iyaga oo ka qaybgelaya mudahar aadada. Wuxuuna sheegay in tirada la cafiyey ay ahaayeen, maxaabiis aan ku kicin tu uganimo ama falal qalalaase ah.
Haweeney horey tuug u ahayd oo loo mag acaabay xafiis maaliyadeed.
Haweeney u dhalatay dalka Koonfur Africa oo loo xiray inay adegsatay lacag badan oo si khaldan loogu soo diray ayaa haatan loo maga caabay xoghayaha maaliyadda ee guddi heer jaamaceeded ah.
Sibongile Mani ayaa shan sano ka hor waxaa si khaldan akoon keeda bankiga ugu soo dhacay lacag gaareysa $1m (£700,000), intii ay soo warin lahayd, wa xaa ay ku iibsatay telefoon, khamri, iyo waxyaa bo kale kahor intaanan gacanta lagu soo dhigin.
Sida laga soo xigtay warbaahinta maxaliga, waxaa lagu xukumay shan sano oo xabsi ah bal se xili hore ayaa la soo siidaayay.
Warbaahinta dalka Koonfur Africa ayaa shee gaya in Mani haatan loo doortay xoghaya ha maaliyadda ee jaamacadda Walter Sisulu oo ku taalla Bariga M/Cape .Xigasho :-Bbc-da
HAMBALYO AQALKA FARXAD LEH
Abbe Dr.Cismaan Axmed jimcaale {Dr.Jimmy}, Hooyo Safiyo Xuseen Maxamuud,Abti Maxadd iin Jabbaan ,Qaalid Cismaan Axmed Jimcaale {Karaama} iyo Xaaskiisa Naciimo C/dir Cabdu lle {Naciimo-Nalka} iyo Gabadhooda, Xanna an,Cismaan Axmed iyo Wiilkeeda, Wado Cisma an Axmed iyo seygeeda iyo gabdheeda ,Muna sar Cismaan Axmed,Maahir Cismaan,Muuno Cismaan, Cabbiir Cismaan Ayaan Cismaan, iyo Ayuub Cismaan Axmed Jimcaale sidoo kale ,Ad eer Muxuddiin Axmed Jimcaale {Tusbax}, Ilmo Maxmed Axmed Jimcaale, Ilmo Maxamuud Ax med {Shataar}, Eeddayaasha kalaah:- Sala ado Axmed Jimcaale iyo Caruurteeda, Madiino Ax med Jimcaale, Xabiibo Axmed Jimcaale {Biib to},Abti Yuusuf Ismaaciil Axmed {Carrabeey}, Ilmo Ruqiyo Axmed Jimcaale ,Maryan Axmed Jimcaale iyo Caruurteeda ,Safiyo Axmed Jimc aale iyo Caruurteeda Ilmo Muslimo Axmed Jimc aale,Ilmo Sayid Cisman Axmed Jimcaale oo kala C/laahi Sayid Cismaan Axmed Jimcaale, Sakariye Saydi Cismaan, Xaliimo Sayid Cisma an, iyo hooya dooda batuulo Nuur hadaafoow, Cabdi Axmed Jimcaale oo kala ah Maxamed Cabdi Axmed iyo Axmed Cabdi Axmed ,Ilmo Fa adumo Axmed , Jimcaale , Yuusuf Axmed Max amed Jimcaale, Cismaan Maxamed Axmed Jim caale, Cacasiis Cali Ilikbayle, Ilmo Xaliimo Axm ed Jimcaale,C/qaadir Maamuud hadaafoow, Hindiyo Maamuud Hadaafoow, Muuse Maxa med Cismaan
Iyo asxaabka kala ah :- Abshir Cumar Xagal eey,Axmed Naasir Cumar Xagaleey, {M.Kimik o}, Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe}, Max amed Xuseen Axmed {Su ufi} Ismaan Xuseen Axmed {Waryeel}, Maxamed Cumar Mucjis, Ma xamed Maxamuud Nuureey {Jimcaale}Maxa muud Cali Maxamed {Madka},Maxamuud Xas an Cumar {Adduunyo},Cabdullaahi Maxamed Salaad {Dalle}, C/fitaax Maxamed Salaad, {Di yeeshe}, Daa;uud Maxamed Salaad, {Deva} Xa awo Macallin Cabdi Ibraahin, Qadero C/hi Cali Hagareey,Maxamed Xasan Xuseen {Anaa leh}, Caasho Axmed Maxamed Karaani ,Xamdi Cu mar Xasan,Raxmo Maxamed Maxamuud {Laj ecl},Nuurto Cali Cumar,Naasir Cali Cumar, Fow lsiyo Sh. Xasan, Nimco Cali Cumar, Najiib Cali Cumar,Nasro Cali Cumar,Nuuradiin Cali Cumar ,shukri Xaaji Xuseen Culusoow, Salaado Maxa med Axmed Seef,maxamed cabdi maxa muud, C/raxmaan Cabdi Maxamuud Nuur Max amed Nuur {N.Qamadi}, Sheekh Xasan, sidoo Cabdi Cali Xasan {Yuubane}, Shiino Axmed Rooble, Faadumo Cabdi Cali Xasan, Caasho Cabdi Cali Xasan, Ceyni Cabdi Cali Xasan, Axmed Ca bdi Cali Xasan,Maa’iddo Cabdi Cali Xasan, Ru we yda Cabdi Cali Xasan, Cali Cabdi Cali Xas an, Maxamed Cabdi Cali Xasan, Anfac Cabdi Cali Xasan iyo Nimco Sh.Maxamuud Nimca {Ne yru us, Casho C/laahi Culusoow {Caasha Cuud}, Yaaquub C/laahi Guure, Sacdio Maxamed Mac allin,C/casiis C/laahi Cululusoow {Fufuule}, Dha mmaan dadkaasi waxay Hambalyo Aqalgal Far xad leh oo Aqal ah u dirayaan MAXAMED CIS MAAN AXMED JIMCAALE IYO YURUB CA LI AXMED oo 12-ka Maarso 2023-ka ku Aqal galay degmada Shibbis ee M/Muqdisho waxay na Alle ugu Bar-yayaan inuu Guurkooda ka dhi go kii lagu Baraaro laguna barakoobo oo Ubad Qeyr Qabana kala hela..
Aamiin … Aamiin …. Aamiin
HABALYO AQAL GAL FARXAD LEH
Waxaa sidoo kale u hamablyeynaya
ArooskaWaalidka iyo Walaalaha Gabadha Aroosadda ah oo kala ah:-
Aabbe Cali Axmed Cismaaciil,Hooyo Sahro Warsame Jaamac, Aboowe,Sakariye Saciid Yuusuf,iyo Abbaayo Ikaraan Saciid Yuusuf waxaayna keeyihiin Maxamed Cismaan Axmed Jimcaale iyo Yurub Cali Axmed noqda kuwaa Aqalgalkooda ka hela farxad iyo Ubad loo Aayo Aamiin …. Aamiin …. Aamiin
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 15-KA MAARSO 2023-KA-
..