
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 12-KA MAARSO 2023-KA-
Faahfaahin ku saabsan kulan dhexma ray Mada xweyne Xasan Sheekh iyo Xil dhib aanadda Bee sha Xawaadle
Xildhibaanadda labada Gole ee kasoo jeeda Bee lweynta Xawaadle ayaa kulan albaabada u xirnaa la qaatay Dorraad galinkii dambe madaxweynaha dowl adda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Kulanka dhexmaray madaxw eyne Xasan Sheekh iyo Xil dhibaanada Beesha Xawa ad le ayaa ahaa mid la bada dhin ac ay ku gorfeyeen xal u helista taba sho oyinka ay be esha Xawaadle ay ka qabto siyaasad ahaan dowlad da dhexe iyo maamulka Hirshabeelle iyo xaalada dagaalada ka dhanka ah kooxda Al-shab aab ee ka socda gobolka Hiiraan.
Ilo lagu kalsoonaan karo oo la hadlay shabakadda HOL ayaa inoo sheegay in kulanka uu ahaa mid ku soo idlaaday jawi is faham ah, islamarkaana Xildhi baanada Beesha Xawaadle guddiga ka kooban sad ax xubnood ay u xilsaareen dhamey stirka iyo xal u helista tabashooyinka Beesha oo ay hor dhigeen ma daxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Xubnaha sadaxda ah ee Xildhibaanada Beesha Xawaadle u xilsaarteen arrimahaas ayaa kala ah gu ddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee Baarlamaan ka Soomaaliya Cali Shacbaan Xildhibaan Cabdirisa aq Cumar Maxamed iyo Xildhibaan Sambalo olshe.
Waxaa sidoo waxyaabaha kulanka looga hadlay ka mid ahaa in dowladda Fedaraalka ay gobolka Hiira an, gaar ahaan Baledweyne ka hirgelin doonto Isbita al weyn oo si gaar ah loogu daaweyn doono ciidama da Macawiisleeyda gobolka Hiiraan ee dagaalada ku la jira Ururka Al-shabaab, kadib markii dhawaan cii damo ka tirsana Macawiisleeyda Xawaadle oo dhaa wacyo ahaa kooxda Al-shabaab ku weerareen guri ay ka daganayeen Muqdisho oo lagu daaweynayay.
Kulankaan dhexmaray madaxweynaha Soomaal iya iyo Xildhibaanadda Beesha Xawaadle ayaa imaa na ya, iyadoo bishii lasoo dhaafay Beesha Xawaadle shirweyne ay ku yeelatay Nairobi qodobadii kasoo ba xay ay ugu waa weynaayeen tabashada Beesha ay qabto habka awood qeybsiga Hirshabeelle iyo in bee sha matalada iyo xilalka ay ku leedahay dowladda dhexe ay ka hooseyso miisaanka ay leedahay Beelw eynta Xawaadle iyo in lasii dardar galiyo dagaalada ka dhanka ah Shabaab.
Xildhibaanada Golaha shacabka oo Ans ixi yay gudiga Madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ansixiyay guddiga madaxa Bannaan ee dib u eegista iyo hirgel inta Dastuurka KMG ee ay soo ansixiyeen golaha wasiirada Usbuuc ka hor.
Guddiga ayaa ka ko oban 5 xubnood oo ka la ah:
1.Maxamed Xasan Idi ris.
2.Farxiya Muumin Cali.
3. Burhaan Aadan Cu mar.
4. Axmed Maxamuud Jaamac.
5. Maxamed Cabdalla Saalax.
Guddiga ayaa lagu ansixiyey Mooshin ay aoo jee diyeen xildhibaanno maadaama uusan agendaha ku jirin. Wasiir Xasan Macallin oo la yaabay sida deg deg ah ee guddiga loogu ansixiyey ayaa yiri: ” wal igay ma arag xildhibaanno idinka dhega fudud”
Daawo: Xamza oo shaaciyey qiimo aad u sarree ya oo ay Soomaalidu kusoo xajiso
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bar re ayaa aad uga hadlay qiimaha sareeya ee dadka Soomaaliyeed ay ku tagaan Xajka, isagoo nasiib dar ro ku tilmaamay dhibaatada ay dhinac kasta oo ciba adada ah ay ka wajahayaan dadkeenu.
Xamse Barre oo Shalay boo qday xarunta wasaaradda awqa afta iyo arrimaha diinta ayaa si qota dheer uga hadlay dhibaata da ay qabaan dadka Soomaaliy eed, markii ay aadayaan Xajka.
R/Wasaaraha ayaa nasiib darro ku tilmaamay in qof ka Soomaaliga ah uu lix kun oo dollar ku soo xajiyo, halka muslimiinta ku nool dalalka deriska ah ay ku soo xajiyaan wax ka yar laba kun oo dollar. "Dowla daha deriska ah qofku ku soo xajiyo 1,600 oo dollar, qofka Soomaaliga ahna uu ku soo xajiyo 5, 500 ilaa 6,000 oo dollar, marka taasi waa isbaaro loo dhigan ayo dadka soo cibaadeysanaya, waa dhibaato aan caadi aheyn oo umadaan ku habsatay,” ayuu yiri Xamse Barre. Sidoo kale wuxuu sheegay in Soomaa lidu ay aad ugu dhiban tahay inay ku soo cibaadeyst aan masaajidda oo Al-Shabaab ay dadka ku hor dil ayaan goobaha cibaadada, halka markii ay soo xajin ayaan ay furtaan shirkadaha iyo masuuliyiinta Soo maalida.
"Dadkii dalkaan ku noolaa waa ku dhiban yihiin in ay soo xajiyaan, markii ay masaajidka aadaana wax aa dilaya Khawaarij oo cibaadadii waa loo diiday, um adda Soomalaiyeed dhinac kasta ayey ka ciqaaban tahay,”ayuu hadalkiisa ku sii daray R/wasaaruhu.
Wuxuu si adag uga digay in la siyaasadeeyo Xa jka, isagoo wasaaradda ku adkeeyey inay u sinaa daan dadka Soomaaliyeed oo loo fududeeyo guda shada acmaasha Xajka.
"Sanadkaan waxaan imtixaaneynaa iimaanka Sh. Mukhtaar Roobow, asagana waxaan ka rabnaa in gu ddiga uu sii imtixaano, qofka kasta qofka hoos taga ha imtixaano,” ayuu yiri R/Wasaare Xamse Barre.
Wuxuu ku celceliyey R/Wasaaruhu in sanadkaan uu doonayo dadka Soomaaliyeed ay helaan adeegyo heer walba leh oo dhinaca Xajka ah, sida in dadka la baro gudashada acmaasha Xajka, si Alle uga aqbalo cibaadada qurxoon oo ay la imaanayaan.
Aqalka Sare oo Shalay ansixiyay sharci ga Aqo onsiga iyo diiwaan-gelinta Dad weynaha
Golaha Aqalka Sare ee Baalamaanka FS ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka ‘Aqoonsiga iyo diiwa an gelinta dadweynaha, kadib kulan ay Shalay ku ye esheen magaalada Muqdisho.
28- Senator ayaa u coddeeyay ansixinta sharciga, wax diiday majiraan, wax ka amusayna ma jirin. Arri ntan oo ka dhigan in muwaadin kasta ay waajib ku tahay qaad ashada kaarka aqoonsiga (Na tional ID).
Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegtay in sha rcigaan uu qeyb ka noqonayo xal u helidda dhibaat ada waxa lo ogu yeero garan-waaga, nabadgalyada, mucaamala adka maaliyadeed, ganacsiga, dhaqdh aqaaqa muw aadinka iyo la macaamilka hey’adaha dowladda.
Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib uheshiisiintu ayaa u mahadcelisay guddoonka iyo se natorada aqalka saree e Baarlamaanka Federaal ka ah ee Soomaaliya ansixintooda Hindise Sharciy eed ka aqoonsiga iyo Diiwaangalinta Dadweynaha.
"Wasaaradda Arrimaha guduha, waxaa u qorsha ysan sanadkan gudihiisa hirgalinta hawshan qaran oo waxtarkeeda uu dareemi doono muwaadin walba oo u dha shay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaali ya” ayaa lagu yiri Qoraal ay Wasaaraddu soo saar tay.
Hindise sharciyeedkan waxaa ay golaha shacab ka meelmariyeen March 1, 2023 halka golaha aqal ka sarana ay Shalay gudbiyeen, iyada oo u hartay saxiixa madaxweynaha, kadibna lagu daabici doono faafinta rasmiga ah.
Macluumaad la xiriira: Shirka Golaha Wadata shiga Qaran oo ka furmaya Bay dhabo
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wa daa in maalmaha soo socdo uu ka furmo Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Koonfur Galbeed.
Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayuu maalinta Talaadada uu shirkan uga furmaya Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbe ed ee Magaalada Baydhabo.
Agaasimaha Guud ee Ma daxtooyada Qaranka, Xus een Sheekh Maxamu ud ayaa sheegay in madax du ay aalaaba shirka uga wada hadlaan, hadba marxaladda uu markaasi dal ka marayo.
"Mar walba oo madaxdu shirkan isugu yimaada an, waxay ka wada hadlaan xaal adda dalka uu mar kaas ku sugan yahay, oo siyaasadeed, amni iyo dha qaale.” Ayuu yiri Agaasimaha Madaxtooyada.
Agaasimaha ayaa tilmaamay ajandaha ugu muhiims an ee shirka 14-ka bishan ka furmaya magaaladaasi inuu yahay, in ay madaxdu heshiis kama dambeys ah ka gaaraan arrimaha doorashooyinka dalka. "Marka laga soo tago ajandayaasha joogtada ah, oo amniga xoreynta dalka, siyaasadda iyo dhaqaala ha ay ka mid yihiin, hadda Baydhabo waxay u ball ansan yihiin inay ka hadlaan doorashooyinka dalka, oo heshiis kama dambeys ah in laga gaaro oo dab can doorashada soo socoto lagu saleynayo. Insha ’Allah waxa aan rajeynayno inay sal u noqon doonto, sano badan oo soo socdana nidaam doorasho oo la isku ogyahay, oo xisbiyo ku dhisan oo dimoqraadi ah in la helo.” Ayuu yiri Agaasimuhu.
Waxa uu intaasi ku daray "Sidoo kale ajandaha Bay dhabo yaalo, waxaa ka mid ah Federaaleynta Maali yadda, in laga heshiiyo Nidaamka Maamulka Maaliy adda ee dalka. Sidoo kale ajandaha amniga oo horey 2017 looga soo heshiiyay ayay rabaan dhameystir in ay ka sameeyaan, haddii Alle idmo, oo qodobo su’a alo ka soo noqdeen ay ku dhameystiri doonaan.”
4-tii shir ee shirkan ka horreyay oo madaxdu ku ye sheen Caasimadda Muqdisho ayay ku lafa-gureen si yaasadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee lagu gaarayo Soomaali heshiis ah, iyagoona si dhow uga wada hadlay qorsheyaasha hortebinta u leh dowlad da, oo ay ugu horreyaan xoojinta wada shaqaynta Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed, dib-u-he shiisiinta, dhameystirka Dastuurka KMG, adkeynta amniga dalka & dardargelinta hawlgalada ka dhanka ah maleeshiyada Al Shabaab, dhisidda garsoor sal adag leh, xal u helidda arrimaha abaaraha iyo diyaar inta hannaanka doorashooyinka dalka.
Shirkan waa mid labadii biloodba ay mar isugu yimaadaan Madaxweynaha Jamhuur iyadda Somal iya, Xasan Sheekh Maxam uud, Madaxweyneyaasha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Koonfur Galb eed Cabdicasiis Xasan Maxamed, Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabelle Cali Cabdulla ahi Xuseen iyo Gudoomiy aha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xus een Jimcaale, waxaana mararka qaark ood kala qay bgala R/Wasaaraha Xukuumadda, Xamse Cabdi Ba rre &R/Wasaare Kuxigeenka, Saalax Axmed Jaamac
Daawo: Xaad oo ku hanjabay in lasoo celinayo ‘Badbaado Qaran’, hal arrina uga digay Xasan Sheekh
Guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Ha wiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa ka ha dlay muddo kororsiga cusub ee golayaasha dowl adda federaalka Soomaaliya ay qorsheynayaan.
Nabadoon Xaad ayaa ku goo diyey in ciidan bad baado qaran ah ay mar kale abuuri do onaan, hadii dowl adaan ay ku dhaqa aqdo muddo koro rsi, sida uu carab ka ku adkeeyey Nabadoon Xaad.
"Xasan Sheekh muxuu ku yimid? Badbaado Qa ran ayuu ka mid ahaa, hadda muddo kororsi hadii ay ku dhaqaaqdo dowladiisu, afarta sano ayuu weyna yaa walaahi,” ayuu yiri Nabadoon Maxamed Xasan Xaad.
Nabadoonka ayaa carrabka ku adkeeyey in mu ddo kororsigaan uu qaldan yahay oo ay ka digayaan, "Muddo kororsi rag ayaa horay u damcay, wixii ku dhacana waa la ogaa, dagaal toos ah ayaa ka dha shay,” ayuu yiri.
Guddoomiye Xaad ayaa baarlamaanka dalka uga digay inay ku dhaqaaqaan tallaabo aan lagu heshiin, "Baarlamaan, walaa madaxweyne, cid sameyn karta waxaan lagu heshiin ma jirto,” ayuu ku goodiyey Xa ad. Guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo wareysigaan siiyey Weriye madax-bana an oo lagu magacaabo Maxamed Cali Faracadde ayaa yiri, "Waa qaldan yahay guddiga loo xilsaaray muddo kororsiga ee baarlamaanku iska soo xulay, dad damac xun ku jiro ayaa ka shaqeeyey arrintaan,” ayuu yiri Nabadoon Xaad.
Ugu dambeyntii Nabadoonka ayaa ku goodiyey in ciddii ku dhaqaaqda muddo kororsi ay la kulmi doonto wixii ay la kulmeen kooxdii Farmaajo ee aw ooda ciidan looga hor istaagay muddo kororsiga.
"Wax lala yaabo waaye waxa socda, waxa ku qas bana ayagaa la weydiinayaa, laakiin cid ka yeeleysa ma jirto, maxay ku timid Badbaado Qaran, Xasan Sheekh soo badbaado qaran kuma imaan, walaahi 4-ta sano ayuu ku weynayaa,” ayuu yiri Nabadoon M/ Xasan Xaad guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye. Xigasho:Caasimadda.Net
Khasaaraha dabkii ka kacay Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dab xooggan oo goor sii horeysay ka kacay qeybo ka mid ah Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho.
Dabka kacay Isbitaalka Martiini oo ay maamusho dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhashay mid kamid ah haamaha lagu keydiyo Oksijiinka ee isbitaal ka oo qaraxday.
Khasaaraha dabka ayaa u bad an gubasho dhismaha iyo qalabkii yaalay, wuxuuna dabka dhaawac kasoo gaaray saddex qof oo kamid ah shaqaalaha Isbitaalka, sida uu sheegay Agaasimaha Isbitaalka Martiini.
Agaasimaha Isbitaalka Martiini Dr. Cabdirisaaq Yusuf Axmed Jalaludiin oo warbaahinta la hadlay ka dib markii la damiyay dabka ayaa waxa uu sheegay in mashiinka suuxiyaha loo isticmaalo ayaa cilad kor onto ku qarxay salaada qaliinka, oo xilligaasi ku jira an saddexda qof ee dhaawac ah.
"Markii mashiinka uu qarxay wuxuu dabka ku faafay meesha, Saaladii iyo qalabkii dhan waa gubt een waxaa meesha ku xayirmay shaqaale caafimaad oo runtii aad iyo aad uga walwalnay. Markii koowaad waa soo badbaadinay waxaana loola cararay Digf eer,” ayuu yiri.
"Waqti dheer waxaa ku xayirna shaqaalihii caafim aad ee Saaladda ka shaqeynayay, waxaa badbaadi yay Ilaahay ayaa badba ada iska leh maamulka gob olka Banaadir iyo Booliska gobolka Banaadir oo gurmad xoog leh noo fidiyay.”
Dabka ka kacay Isbitaal Martiini ayaa sababin wax dhimasho ah sida uu sheegay agaasimaha, wax aana uu khasaaraha ku koobna gubasho soo gaaray qeybo kamid ah Isbitaalka iyo qalabkii yaalay.
"Waxaan u mahad-celinayaa dhamaan inta soo gurm atay, wasaarada caafimaadka oo uu ugu horeeyo wasiir Dr. Cali Haji Adam, maamulka gobolka Vana adir, taliska booliiska Soomaaliyeed iyo taliska boo liska gobolka Banaadir.”
Xog: Go’aanka Deni ee shirka Golaha Wadata shiga Qaranka
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Sa ciid Cabdullaahi Deni ayaa qaadacay ka qeyb-galka shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo dhawaan ka furmi doona magaalada Baydhabo.
Xog ay sheegtay inay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in Saciid Deni uu ku gacan seyray waan-waan iyo farr iimo dhex-dhexaadin ah oo uga yi mid dhanka wakiiladda beesha caal amka.
Wakiiladda Caalaamiga ah ayaa Saciid Cabdullaahi Deni ka dalbaday in shirkaasi uu xaadiro, islamarkaa na uu halkaasi kusoo bandhigo tabashadiisa, si xal wada-jir ah looga gaaro.
Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa mar kii hore qorshuhu ahaa in la qabto 24-kii bishii hore, balse wuxuu dib ugu dhacay si madaxweynaha Pun tland loogu qanciyo ka qeyb-galka shirka, taasi oo ill aa hadda aan lagu guuleysan.
Saciid Deni ayaa diidmadiisa shirka dhawaan furm aya uga dhigay khilaafka kala dhaxeeya dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland oo iyagu soo xaadiraya shirka Baydhabo, sida ay sheegeen illo ku dhow madaxweynaha Puntland.
Madaxweyne Deni oo hore maamulkiisa xiriirka ugu jaray dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Ma xamuud ayaa qaadacadiisa shirka Madasha Wadata shiga Qaranka waxay cirka kusii shareeraysa xiisad dii ka dhex aloosan dowladda federaalka iyo Pun tland.
Shir hordhaca u ah Ajendayaasha Mada sha Wada tashiga Qaranka ayaa Shalay ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, kaasi looga hadlay arrimaha doorashoo yinka dalka.
Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa wax aa lagu wadaa in magaalada Baydhabo uu ka furmo 14-ka bishaan, kaasi oo ay ka qeyb-galayaan madax da dowladda federaalka iyo maamul goboleed yada dalka.Xigasho:-Caasiaasimadda.net
Dowladda Soomaaliya iyo haya'daha lacagta add uunka oo kawada xaajoona ya hann aanka 5-aad ee deyn cafinta Soomaaliya
Wasaaradda Maaliyadda, Hay’adda Lacag ta Add uunka (IMF) iyo Bankiga Addu unka ayaa ka wada xaajoonaya hannaanka 5-aad ee dib u eegista barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya iyo hubinta in Wasaaraddu ay buuxisay shuruudihii looga baahnaa.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxam uud Nuur oo dowladda ku matalaya shirkan ayaa she egay in DFS ay horumar wanaagsan ka sameysay howlaha la xiriira cafinta daymaha lagu leeyahay Soomaaliya.
Dr. Cilmi ayaa intaa ku dar ay in tillaabooyinka ku ha bboon ee deyn cafinta ay tahay mid ku saleysan nidaamka federaalka si dowlad goboleedyada xubn aha ka ah dowladda Federaalka ay kaalintooda uga qaataan sidii loo gaari lahaa qorshaha deyn cafinta Soomaaliya.
Kordhinta dakhliga gudaha, maareynta maaliyad da guud iyo dowlad wanaagga ayaa ah meelaha ugu muhiimsan ee Soomaaliya ay uga gudbi karto caq abadaha jira.
Bishii Oktoobar 2022, IMF waxay heshiis shaqa ale la gashay Soomaaliya iyadoo la eegayo in deyma ha laga cafiyo dabayaaqada 2023.
Madaxa IMF Laura Jaramillo ayaa xilligaas sheegt ay in heshiiska uu yimid ka dib markii si shaqsi ah dib u eegis lagu sameeyay Xarunta deyn bixinta ee Soo maaliya ee Nairobi, Kenya.
Waxa ay sidoo kale ku aShalayy maamul ada Soo maaliya sida ay ugu adkeysteen isbedelada dhaqaal aha inkastoo abaaro daba dheeraaday, saameynta dagaalka Ruushka ee Ukraine.
IMF iyo Bangiga Adduunka waxay bilaabeen Hin disaha dayn cafinta waddamada Faqiirka ah ee dey maha badan lagu leeyahayh (HIPC) sannadkii 1996 si loo hubiyo in waddan sabool ah uusan la kulmin culeys deyn ah oo aan la maarayn karin.
Boqolaal Tahriibayaal ah oo ku Go’do onsan xe ebaha Talyaaniga & baadi-goob socda
Xeebaha dalka Talyaaniga, ayaa waxaa ka socda howlgal ballaaran oo lagu soo badbaadinayo 1,300 oo tahriibayaal ah, oo la socday doomo aad loo buux dhaafiyay.
Ciidamada badda iyo ilaala da xeebaha ee dalka asi, a yaa sheegay inay ku dada alahayaan sidii ay u caawin lahaayeen saddex markab oo u dhow gobolka koonfurta ee Calabria.
Ilaalada xeebaha Talyaaniga, ayaa hawlgalka ku tilm aamay mid "adag”, sababo la xiriira tirada doomaha iyo dadka khatarta ku jira awgeed.
Dadaalka samata bixinta, ayaa imaanaya ku dha waad labo todobaad kadib markii ugu yaraan 73 muh aajiriin ah, ay ku dhinteen doon ku degtay isla gobol ka. Dadka dhintay, ayaa waxaa ku jiray wiil lix jir ah oo meydkiisa la helay Jimcihii.
Ka dib musiibadii bishii hore, dowladda midigta fog ee Talyaaniga, ayaa lagu eede eyay inaysan wax ku filan ka sameynin inay ka hortagto khasaaraha nafe ed.
R/wasaare Giorgia Meloni, ayaa ka jawaabtay iyadoo geysay golaheeda wasiir ada goobta uu burburka ka dhacay ee magaalada Cutro.
Howlgal Dad lagu soo qabtay oo laga ful iyay xaafaddo ku dhow Garoonka Aadan Cadde
Ciidanka Nabadsugida Gobolka Banaadir iyo ciidanka Booliska dowladda Federaalka ayaa Habeen hore howlgalo saacado qaatay waxaa ay ka sameeyeen xaafaddo ka tirsan degmada Wadajir gaar ahaan xa afaddaha ku dhow Garoonkadiyaaradaha Aadan cadde.
Howlgalka ayaa inta uu socd ay waxa ay ciidamada Boolis ka iyo kuwa Nabadsugida ay ku baarayeen guryaha, iyag oona kusoo qab-qatay dad u badan dhallinyaro oo looga shakiyay inay ku lug leeyi hiin falal amni darro oo ka dhacay degmadaasi.
Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Wadajir Xa san Cali Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa u she egay in ujeedka howlgalka la sameeyay uu ahaa mid lagu doonayay in lagu xaqiijiyo amniga degma da, isla markaana waxa uu xusay in howlgalkaas uu qeyb ka yahay howlgalo kale oo ka socda caasimad da oo lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada.
Sidoo kale Taliye Xasan ayaa tilmaamay in howl galka looga hortagayay kooxaha burcada ah ee dha ca u geysta dadka shacabka ah, Ciyaal weerada iyo ragga hubeysan ee dilalka qorsheysan geysta, isago ona sheegay Taliyaha in howlgalka uu sii socon dono Bandow ka dhaqan-galay Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug.
Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug wax aa ka dhaqan galay Bandow ay kusoo rogeen Ciid amada Dowladda Federaalka, Daraawiishta DG Gal mudug & Dadka deegaanka ee loo yaqaan Macawii sleyda si loo adkeeyo nabadgalyada Magaaladaan Xeebta leh.
Dadka Magaalada Xarardheere waxaa laga jooji yay isu socodka Xilliyada Habeenkii ah waxaana Magaaladaas laga xiraa waddooyinka gala si aanay u gudbin Gaadiidka iyo dadka la socda sida ay shaba kadda dayniile u xaqiijiyeen ilo kala duwan
Saraakiil katirsan DG Galm udug ayaa sheegay in muddo oyinkii dambe Xarardhe ere ay dib ugu laabanayeen qoys as ka barakacay kahor inta aysan gelin Ciidamada iska ashanaya kaddib markii ‘AS’ Ku qasabtay in ay isaga baxaan Magaaladaas.
Ciidamada Booliiska & Nabadsugidda Federaalka iyo kuwa DG Galmudug ayaa baaris hubin ah mari naya Gaadiidka u gudbaya Gudaha Magaalada Xara rdheere oo intooda badan ay la socdaan dadka dib ugu laabanaya guryahooda.
Xuseen Cabdulle Xasan waa Wasiirkii hore ee Dh alinyarada & Cayaaraha DG Galmudug isaga oo ku sugan Magaalada Xarardheere waxa uu tallaabada an ku sheegay mid lagu adkeynayo amniga laguna hubinayo Dadka dib usoo laabanaya.
Ciidamada iskaashanaya ee Federaalka & DG Galmudug ayuu sheegay in si heer sare ah ay uga feejigan yihiin in ‘AS’ dib ugu laabtaan Xarardheere ama u weeraraan si looga hortagana loo qaaday talla abooyin muhiim ah waa sida uu hadalka u dhigay.
Degmada Xarardheere waxa ay kamid tahay Degm ooyinka ‘AS’ laga qabsaday waxa ay maamulayeen muddo 15 sano ah, saraakiil katirsan Dowladda Fed eraalka iyo DG Galmudug ayaa magaaladaan ku she egay in ay tahay mid xeeb leh oo muhiim ah.
Xisbiga madaxweyne Muuse Biixi oo qa aday tall aabo dad badan ‘fajaciso ku noqotay’
Xisbiga Kulmiye ee uu hoggaamiyo madaxweyn aha Somaliland Muuse Biixi ayaa billaabay in uu xisb iga banaanka ka dhigo siyaasiyiinta ka tirsanaa ee ka horyimaada rabitaanka hogga aminta Biixi. Hogga anka Xisbi ga ayaa Sha lay oo u dambeys ay xisb iga ka caydh iyay siyaasi Axmed Muumin Se ed oo ahaa xubin sare oo ka tirs an guddiga fulinta, kadib markii ka horyimid banaan bax "damiir xumo ah” oo ka dha cay magaalada Hargeysa, kaasi oo lagu taageerayay waxa ka socda magaalada Laascaanood.
"Axmed Muumin Seed waxa uu lumiyay xubini madii guddiga fulinta iyo ka mid ahaanshihii xisbiga Kulmiye kadib markii uu ku xad-gubay shuruucdii xis biga,” ayuu yiri Afhayeenka xisbiga Kulmiye oo Shalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa.
"Waxaa la go’aamiyay in xubinimadii guddiga fulinta ee Axmed Muumin Seed uu ahaa inuu buuxiyo Xil dhibaan Fu’aad Axmed Diiriye oo kamid ah Mudan eyaasha Golaha Wakiilada Somaliland.”
Wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa qoraal uu soo saaray laba maalin ka hor ku sheegay in wax laga xumaado ay tahay in xukuumadda Somaliland ay dabaal-degyo ku qabato magaalooyinka, kuwaasi oo uu ku tilmaamay "in la micno yihiin wiirsi iyo wax-fool-xun oo dagaalka Laa scaanood xalkiisa fogaynaya.”
Xukuumadda Somaliland ayaa maalmo kahor soo abaabushay banaanbaxyo lagu bixiyay dhaqaale badan oo ka dhacay magaalada Hargeysa iyo Burco, kuwaasi oo lagu taageerayay ciidamada Somaliland ee dagaalka kula jira kuwa deegaanka ee SSC.
Tallaabadan uu qaaday xisbiga Kulmiye ee xubin sare oo ka tirsan xisbiga uga caydhiyay kadib markii uu taageeri waayay banaanbaxaasi ayaa fajaciso ku noqotay dad badan, ayada oo xisbigaan uu hogga amiyo madaxweyne Muuse Biixi oo isagu dhowr jeer sheegay in xiisadda Laascaanood ay xukuumadiisu ku wajaheyso jawi nabdoon iyo wada-hadal.
Si kastaba, Xukuumadda Somaliland ayaa dhalleec eyn xoogan kala kulantay dagaalka ka socda magaa lada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaasi oo qaatay ku dhowaad muddo bil ah.
Burcad Badeed Soomaaliyeed oo ku xu kunaa Xabsi daa'in oo lagu guuleys tay in laga khafiifiyo xukunkaas
Maxkamada Sare ee Darusalaam ee dalka Tanz ania ayaa sadax sano oo xarig ah ku xukuntay rag Burcad badeed Soomaaliye ed ah oo ka kooban 7 ruux oo horay ugu xakuna xabsi daa'in, kuwaas laga soo qabtay Badweynta "Indian Ocean” meel jaziirad ah oo lagu magacaabo Mafia oo ku taala dalka Tan zania sanadkii 2011-kii.
Ragaan burcad Badeeda oo horay u qirtay dambigoo da ayaa ku xukunaay xabsi daa’in laga soo bilaabo xiligii lasoo qabtay oo aheyd 3-dii Oktoobar 2011-kii, waxayna ku jireen xabsiyo kala duwan oo ku yaala Tanzania muddo 12 sano ah, wax aana gacanta lagu soo dhigay iyagoo weerar burcad badeednimo oo hubaysan ku qaaday markab shidaal baare aha kana shaqaynayay biyaha Tanzania.
3-dii Nofember 2021 ayaa Safaaradda Soomaal iya ee Darusalaam, waxay qabanqaabisay shirkii ugu horeeyay ay isugu yimaadeen Safiirka safaaradda, di blomaasiyiinta, jaaliyadda Soomaaliyeed iyo haween u istaagay ka warqabka burcad badeedaan Soomaa liyeed si loo ogaado in dib loo furi karo dacwadooda, lana heli karo qareen difaaca.
24-kii Febraayo ayaa safaaradda iyo jaaliyadda waxaa lagu wargeliyay iney yimaadaan xabsi ku ya ala magaalada Kibaha (Kibaha is one of nine admini strative districts of Pwani Region in Tanzania) si ay u dhageystaan dacwadda loo haysto dhallinyarada So omaaliyeed, halkaasoo ay isugu yimaadeen dacwad oogaha (Prosecutor), Boliska, Nabadsu gidda, ciida mada Badda iyo qareenadii u doodayay burcad bade eda, dood dheer oo adag kadib ayaa la soo bandhi gay codsiyo kala duwan oo Maxkamada u jeediyeen masuuliyiinta Safaaradda, Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo ragga burcad badeeda naftooda oo la sheegay in ey muujiyeen asluub wanaag mudadii 12 sano aheyd oo ay xirnayeen
Ragaan 7-da ruux ah ee burcad badeeda ahaa ay aa magacyadooda lagu kala sheegay Nuur Adan Dhi blawe, Bashiir Yusuf Roble, Cabdiwaxid M. Cabdira hman, Farhan Cali Dahir, Muxsin Sheikh Xaji, Cumar Nur Cali, Siid Cumar Mudeey, waxaana la sheegay in ragaan qaarkood xaalado Caafimaad daro oo sa babay in midna lugta looga jaray, midna uu ku dhaga beelay iney la kulmeen mudada 12 sano ay xabsiga ku jireen.
Gabagabadii guddoomiyaha Maxkamada Sare Da rusalaam ee dalka Tanzania ayaa 9-kii bishaan Maa rso qiraalka dambiyada raga burcad badeeda kadib ku xukumay sadax sano xariga ah oo ka dhigeysa in ey dhameysan doonaan 15 sano oo xariga oo ay ka badbaadeen xabsi daa'inkii ay ku xukunayeen ra gaan oo ay ku jiraan dhalinyaro aad u da'yar oo qa arkood aanan qaan gaar aheyn xiligii gacanta lagu soo dhigayay.
Faah faahin kasoo baxeysa Shil khasaaro dhaliy ey oo Shalay ka dhacay Somaliland
Shil sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Shalay oo sabti ah waxa uu ka dhacay duleedka barri ee ma gaalada Gabiley ee Maamulka Somaliland, kadib markii gaari yar oo Bas nooca rakaabka qaada uu rogmaday.
Gaariga oo ku socday xawaare ayaa lasoo weri yey inuu mar qura wadada la amiga ah uu ka baxay, isla markaana uu rogmaday, xilli ay saarnaayeen dad farabad an oo shacab ahaa, kuna sii jeeday magaalada Gabiley.
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay shilka gaari, halka 7 qof kalena ku dhaawacmeen, kuwaasi oo dhammaantood kamid ahaa dadkii saarnaa gaariga Bas-ka ahaa ee rogmaday, sida ay ku warrameen qa ar kamid ah dadkii gurmadka u sameeyay dadkaasi.
Dhaawacyada ayaa waxaa durbadii looga cararay Isbitaal, si xaaladdooda caafimaad loogu dabiibo, Dhowr jeer ayaa sidaan oo kale ayaa waxaa deega ano ka tirsan Somaliland uga dhacay shilal kala du wan oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah dhal iyey.
SOMALILAND: 40 qof oo loo xiray Qowmu-luudnimo
Kulankii Shalay ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa lagaga hadlay tirada dadka dhaqan xumada loo xidhay ee Qowmu-luudnimada, taasi oo ay shaaci yeen inay gaartay 40 qof. Guddoomiyaha guddida ar rimaha gudaha, nabadgalyada iyo difaaca ee Golaha Guurtida Somaliland, Maxamed Sheekh Cabdiraxma an Maxamed (Ilkacase) ayaa sheegay in tirada dad kaasi ay korodhay bilihii dambe.
Waxa uu sheegay in 40 qof ee loo haysto ficiladaan ay 12 maxkamad la geeyay, inta baadhis lagu wadana ay yihiin 16, halka 8 kamid ah yihiin Garsugayaal iyo 4 qof oo lagu xuk umay min 8 sano oo xadhig ah.
Guddoomiyaha ayaa waxa uu soo jeediyay in Golaha uu meel-mariyo xeerka la-dagaalanka anshax xum ada ah oo qeyb uu ka yahay Liwaadka (Qowmu-kuud nimada), kaasi oo maray heer gabagabo ah.
"Xeerkaas oo hadda ka wada-shaqeynano Wasa aradda Diinta iyo Awqaafta si xataa qeyb uga noqd aan culimada, oo aan ka soo saarno. Golaha ayaa horkeeni doona kalfadhiga kan xiga.”
Waxa uu intaas kusii daray "Waxaa inoo soo baxday oo ka guddi ahaan ogaanay inay jiraan in direyska cii damada laga ganacsado oo meherado loo furtay, wa xaa noo soo baxday in la abuuro xeerka mamnuuci da ka ganacsi direyska ciidamada.”
Jubaland oo magacowday guddi uu hoggaamina yo wasiir Cabdirashiid JananJubaland oo magacowd ay guddi uu hoggaaminayo wasiir Cabdirashiid Jan an Xukuumadda Somaliland ayaa dhowr jeer laga soo wariyay inay dad u xirtay eedo la xiriira Qowmu-luudnimo, kuwaasi oo bilihii u dambeeyay si weyn usii kordhayay.
Dowladda Mareykanka oo qiratay arrin xas aasi ah oo ku saabsan Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa warbixin cusub ka soo saartay duqeymaha ay ka fuliso gudaha Soomaa liya, gaar ahaan khasaaraha kasoo gaaro dadka ra yidka ah ee aan waxba gala bsan.
Warbixintan oo si gaar ah uga soo baxday taliska milita riga Mareykanka ee Qaarad da Afrika ayaa waxaa lagu faahfaahiyay khasaaraha shacabka kasoo gaaray du qeymaha ay saddexdii bilood ee ugu dambeysay ka fuliyeen koonfurta iyo bartamaha waddanka Sooma aliya.
AFRICOM ayaa shaaca ka qaaday inay heshay laba warbixinood oo dhaawac rayid ah oo dhacay Se ptembar 23, 2022 iyo October 1, 2022-kii, sida lagu sheegay bayaanka. Qirashada Mareykanka ee waxy eelaynta dadka shacabka ah ayaa kusoo aadeyso, xilli ay diyaaradaha dagaalka ee waddankaas ay ha atan kordhiyeen weerarada Soomaaliya, kuwaas oo badi lagu beegsado xubnaha iyo saraakiisha sar sare ee kooxda Al-Shabaab.
Mareykanka ayaa soo saarista warbxinada ka had lay khasaaraha rayidka ah bilaabay April 2020-kii, wa ana warbixintii 12-aad ee uu Mareykanka ku shaaci nayo khasaaraha shacabka.
Warbixinadan ayaa sidoo kale qayb ka ah balla nqaadka taliska AFRICOM ee hufnaanta iyo isla xis aabtanka, sida lagu yiri bayaanka kasoo baxay mil atariga Mareykanka.
Taliska AFRICOM wuxuu intaasi kusii daray inay halkooda ay kasii wadi doonaan dadaalka, ayada oo la ilaalinayo badqabadka dadka shacabka ah ee Soo maaliyeed.
"Talisku waxa uu sii wadi doonaa ilaalinta badqab ka rayidka, wuxuuna sameyn doonaa dib u eegista iyo qiimaynta warbixin kasta oo ku saabsan waxyee lada shacabka” ayaa lagu yiri.
Si kastaba, Mareykanka ayaa ka mid ah dalalka dhanka milatariga ka caawiyo dowladda federaalka Soomaaliya, wuxuuna ka qayb-qaataa dagaalka lag ula jiro kooxda Al-Shabaab.
Sacuudiga oo saddex arrin ka dalbaday Marey kanka si uu xiriir ula yeesho Israel
Sacuudi Carabiya ayaa saddex arrin ka dalbatay Mareykanka, si ay xiriir diblomaasi ula yeelato Israel, waxaa sidaas qoray wargeyska New York Times.
Sacuudi Carabiya ayaa Mareykan ka ka dooneysa; damaand qaad amni, in laga caawiyo horumarinta barnaamij Nukliyeer oo nabadeed, iyo in laga yareeyo xayiraadaha la xiriira iibsashada hubka Marey kanka, si ay xiriir ula yeelato Israel.
Haddii la isku raaco, wuxuu heshiiska isbeddel weyn ku sameyn karaa naqshadda siyaasadeed ee Bariga Dhexe.Codsiga damaaciga ah ee Riyadh ay aa madaxw eyne Biden siinaya fursad uu heshiis xas aasi ah ku dhex-dhexaadiyo, taasi oo qaabey doonta xiriirka Israel ee dalka ugu awoodda badan Carabta.
Waxay sidoo kale fulin doontaa ballan-qaadkiisa aha a inuu xoojin doono heshiiskii Trump uu ka shaq eeyey ee Abraham Accord, kaasi oo Israel ay xiriir kula yeelatay dalalka Imaaraadka Carabta, Bahrain iyo Morocco.
Saraakiisha iyo khubarada Mareykanka ayaa ku kala qeybsan sida dhab ahaan loogu qaadan karo hindisahan marka la eego sida uu u xun yahay xiri irka madaxwene Biden iyo dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salmaan.
Warkan ayaa soo baxay saacado kahor inta aanay Iran iyo Sacuudiga Jimcihii ku dhowaaqin he shiis ay dib ugu soo celinayaan xiriirkooda diblom aasi, kaasi oo ay dhex-dhexaadisay China.
aar ka mid ah taxliiliyayaasha siyaasadeed ayaa he shiiska ugu yeeray inuu caddeyn u yahay in Sacuudi Carabiya ay lumisay kalsoonidii ay ku qabtay in Mar eykanka ilaalin karo amnigeeda, ayna hadda ku dho waaneyso China.
Isbeddelkan ayaa deg deg cusub ku abuuri kara maamulka Biden, si uu heshiis u dhex dhigo Riyadh iyo Tel Aviv.
Si kastaba, waxaa jira caqabado dhowr ah oo hor taagan heshiis dhex mara Sacuudiga iyo Israel.
Waxaa toddobaadyadan sare u kacayey rabsha daha Israel iyo Falastiiniyiinta kadib markii dowlad xa gjir ah ay qabsatay Israel, taasi oo yareyneysa rajada heshiis mustaqbalka dhow.
Saraakiisha Sacuudiga ayaa horey u sheegay inaysan xiriir diblomaasi oo rasmi ah la yeelan karin Israel inta laga aas-aasayo dal Falastiin.
Hase yeeshee qaar ka mid ah dadka xog-ogaal ka u ah wada-hadalladan ayaa sheegay inay rumeys an yihiin in Sacuudiga oo dhowaanahan Israel la la haa xiriir aan rasmi aheyn, ay ku qanci karaan wax intaas ka yar, sida uu qoray wargeyska Wall Street Journal.
Balse arirn kale oo caqabad ah ayaa ah; in sara akiisha Mareykanka ay ka walaacsan yihiin isku da yga Sacuudiga ay ku doonayaan barnaamij nukliyeer ah oo nabadeed.
Waxay ka cabsi qabaan inay noqon karto tallaab adii koowaad ee hub nukliyeer ah, taasi oo Riyadh ay u dooneyso caymis ahaan, haddii Iran ay hub nukl iyeer hesho.
Weli ma cadda waxa ay yihiin damaanad qaadya da amni ee Sacuudiga ay doonayaan, balse waxay u badan tahay inaysan u xooganeyn sida kan dhex-yaalla dalalka NATO, oo haddii midkood la weeraro midka kale ku qasban yahay inuu difaaco, sida ay sheegeen dad xog-ogaal u ah wada-hadallada.
Blinken oo booqanayo labo kamid ah dalalka AFRIKA
Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka An tony Blinken ayaa u safri doona dalka Itoobiya todd obaadka soo socda, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Jimcihii, iyadoo walaac laga qabo dhaqan-gelinta heshiiskii nabadeed ee ka dhashay colaadda gobolka Tigray oo ay ku dhinteen tobanna an kun oo qof, boqollaal kun oo kal ena ay ku barakaceen.
Booqashadan ayaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed uu ka shaqeeyo sidii uu mar kale uga soo dhex muuqan lahaa masraxa caalamka kadib da gaalkii Tigray ee labadii sano ee la soo dhaafay,
Sidoo kale waxa ay kusoo aadeysa iyadoo ciidam ada shisheeye ay kusii jiraan gobolka iyo caqabada ha maamulka ee caqabadda ku ah gurmadka howl aha bini’aadannimada.
Blinken ayaa sidoo kale booqan doonaa Niger, oo ah saaxiibka muhiimka ah ee amniga Mareykan ka, sida lagu sheegay bayaan uu soo saaray afhaye enka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ned Price.
Booqashadan ayaa sidoo kale noqon doonto tii ugu horeysay ee uu abid ku tago dalka Niger xoghay aha arrimaha dibadda ee Mareykanka.
Afrika ayaa u soo baxday inay diiradda saareyso Washington, iyada oo dooneysa inay isu muujiso in ay tahay saaxiibka dalalka gobolka, iyada oo tartan kula jirta Shiinaha, oo isku dayaya inay ballaariso saameynteeda iyada oo maalgelinaysa mashaariicda kaabayaasha ee qaaradda.
Booqashada Addis Ababa iyo Niamey waa mid ka mid ah booqashooyin heer sare ah oo maamulka Biden uu qorsheynayo inuu ku tago Afrika sannad kan. VOA + Reuters
Koox gacan saar la leh Daacish oo 36 qof ku dilay…
Milateriga dalka Congo ayaa sheegay in ugu yar aan 36 qof ay dileen kooxaha xagjirka ah ee dalkaas ka dagaalama, kadib weerar ay ka geysteen dhinaca bari ee jamhuuriyadda dimoqraadiga ah ee Congo.
Afhayeen u hadlay ciidamada Co ngo ayaa sheegay in kooxda lagu magcaabo Xoogagga Isbahaysiga ee Dimoqraadiga ah oo gacan saar laleh kooxda ISIS inay ka dambeeyeen weerar ka lagu dilay dadka rayidka ah.Afhayeenka ayaa she egay in weerarkani ka dhacay Bashu, halkaas oo koo xda weerarka soo qaaday ay dileen 36 rayid ah, halka ay gubeen qaar ka mida guryihii halkaas ku yaallay.
Xaaladda dhinaca bari ee Congo ayaa beryahan ba ahayd mid cakiran, waxaana halkaas ka dagaala ma illaa 120 kooxood oo ku loollamaya awoodda dee gaankaas, khayraadka halkaas ku jira iyo weliba qaarkood oo u dagaalamaya inay ilaaliyaan bulsho oyinkooda.
Qaramada Midoobay iyo kooxaha u dhaq-dhaqaa qa xuquuqda aadanaha ayaa ciidamadan mucaarad ka ah ee la magac baxay Isbahaysiga Xoogagga Dim oqra adiga ah ku eedeeyey inay ku kaceen falal ka dhan ah xuquuqda aadanaha sida Kufsi, afduub iyo dilal.Maraykanka ayaa bishan bilawgeedii ku dhawa aqay inuu abaal marin $5 milyan ah siinayo ciddii macluumaad ka keenta hoggaamiyaha kooxdan Se ka Musa Baluku..
Ciidamo ka socda Itoobiya oo aan katir sanayn ATMIS oo ka dagay gobolka Gedo
Cutubyo ka tirsan ciidamada dalka Itoobiya oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka, ayaa ka degay magaalada Doolow ee gobolka Gedo.
Ciidamadan oo aan ka tirsanayn kuwa ATMIS ee Midowga Afrika, ayaa si rasmi ah u joogaya Sooma aliya si ay uga qeyb qaataan wajiga labaad ee daga alka ka dhan ah kooxda Alshabaab.
Arbacadii ayay ciidamadan kasoo tallaabeen xad ka Soomaaliya, maalmo kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ciidamo ka socda Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti ay tagayaan Soomaaliya si ay Shabaab u gula dagaalamaan gudaha dalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa dowladaha jaarka ee Itoobiya iyo Kenya ka codsatay in ay ka qayb qaat aan duullaan cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab. Duulllaankaas oo ka billaabandoona Koonfur Galbe ed iyo Jubbaland, halkaas oo Alshabaab ay haaatan ku xooggan yihiin.
Itoobiya ayaa horey ciidankeeda u geysay Soomaaliya sanadkii 2006, si ay taageero milatari u sii yaan dowladdii kumeel gaarka ah ayd ee Soomaaliya, waxaase ma rkii dambe lagu eedeeyay ina xasuuq ka geysteen Muqdisho.
Ciidamada dalalka Midawga Yurub ayaa qor shaynaya dhoolatur wada jir ah
Midawga Yurub ayaa haatan qorshaynaya inay qabtaan dhoolatus wada jir ah oo ay samaynayaan ciidamadooda baddu, kaas oo ay doonayaan inay ku ilaaliyaan kaabayaashooda muhiimka ah ee dhinaca badda.
Walaaca la xidhiidha, khat araha ku iman kara ka aba yaasha badda ee Midawga Yurub ayaa sii xoog aystay, ka dib weerarkii bishii September ee sannad kii hore lagu qaaday dhuumaha shidalka ee Nord Ste am, kuwaas oo dhex mara badda Baltic-ga.
Midawga Yurub ayaa dib u cusboona ysiiyey istar aatejiyadohooda dhinaca amniga badda, iyaga oo soo saaray, laga bilaabo sannadka 2024, inay sann ad walba qabtaa dhoolatus dhinaca badda ah, iyo in ay isku xidhaan dhammaan dalalka xubnaha ka ah Midawga Yurub, sidoo loo ilaashan lahaa dhuumaha shidaalka qaada, xadhkaha badda hoos mara iyo ka abayaasha kale ee badda ee muhiimka ah.
Madaxa dhinaca deegaanka u qaabilsan Midawga Yurub ayaa u sheegay Reuters, in dhoolatuskani uu qorshaysnaa ka hor weerarkii lagu qaaday dhuuma ha shidaalka Nord Stream, hase ahaate la sii dardar geliyey qorshahan ka dib markii weerarkaasi dhacay.
MidawgaYurub ayaa haatan qorshaynaya inay kor u qaadaan iskaashiga Yurub iyo NATO ee dhinaca ba dda, isla markaana lagu daro, dhinaca ilaalaynta xee baha iyo in laga hortago khataraha iman kara, iyada oo laga faa’iidaysanayo dayax-gacme edada Midaw ga Yurub iyo la socoshada gaadiidka badda
SIXID:- WARKAAN OO SOO BAXAY SHALAY KA SHALAYNA WAA KU CELIS
{ Xil.Macallimu oo ‘arrin fajaciso ah ku soo Ark ay’ mid ka mid ah saldhigyada Muqdisho}
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimu oo ka ti rsan Golaha Shacabka oo booqday mid kamid ah sal dhigyada Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa faa hfaahin ka bixiyay ‘arrin fajaciso ku noqo tay’ oo uu ku soo arkay saldhiggaasi.
Macallimu oo qoraal dheer soo saaray ayaa ka sheekeeyay falkaas oo uu tilmaamay inuu aad ula yaabay, kadib markii uu la kulmay dhaqamo aan wan aagsaneyn.
Xildhibaanka ayaa xusay in sal dhigga Booliska ee uu tegay ay ka so cotay dacwad, balse sarkaal kii qora yay Oobiga iyo askarigii la jo ogay ay san wadan wax darees ciid an ah, is la-markaana ay xittaa sigaar ku cabayeen qolka dhexdiisa, inta ay socotay dacwadda.
"Waxaan la yaabay sarkaalka Oo biga qorayay iyo askari kale oo aan lebisneyn waxa ay qolka ku dhex cabayeen sigaar ,xilli ay kiis dacwo ah diiw aan gal inayeen,” ayuu yiri.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in gudaha sal dhigga si aan gambasho laheyn lacag loogu ka la da neeya arrimaha Soomaaliya
Haan gunbay ka tolantaa! Dowladnimada ka ma sixi karno xafiisyada sare ee wa in aan ka bil owno dib u tayeynta saldhigyada degmooyinka (Oobiyada) ,maamullada degmooyinka ,laan ,wa ax ilaa tabb eelle. Maxkamadaha degmooyinka oo shacabka ugu adeega garsoor ku qottoma cad daalad IWM.
Waxaan tagay saldhig boolis . Waxaan la yaa bay sarkaalka Oobiga qorayay iyo askari kale oo aan leb isneyn waxa ay qolka ku dhex cabayeen si gaar ,xilli ay kiis dacwo ah diiwaan galinayeen .
Dadka is dac weynaya waxa ku jiray hooyo dha bar ka ku sidata canug yar . Qaab darrada meesha muuqata waa fajaceysaa .
Taliyaha cusub ee Booliska General Sulub Ax med Firin waa nin dhalinyaro ah oo magaaldan wax badan ka soo shaqeeyay waxaan ka codsan lahaa in intii karaankiisa ah oo wax ka badal ku sameeyo habka shaqooyinka saldhigyada .
Diiwaan weyn in wax lagu qoro adduunka casriga waa ka tagay. Saldhigga dhexdiisa ayaa EVC lagu kala tuuranaa . Bixiyihii ayaa weydiinaya oo leh taliye ma heshay lacagtii? Markaasuu leey ahay waa kaa hayaa. Ujeedkeygu ma ahan in aan suurad xumeyn ayo ciidankeenna oo aan xaqiiqdii dartood ku see xa nno ee waxeey Iga tahay niyad wanaag iyo wax aan toosinno. Isbaddal aya jira marka la eeego ha lkaan ka nimid,waxaanse u baahannahay isbadal weyn.
WAXBARASHADU WAA RAJADA KALIYA EE SOOMAALIYA KU GAARI KARTO HORUMAR WAARA
Waxbarashadu waa cabirka kaliya ee dhabta ah ee lagu ogaan karo awoodda xaqiiqda ah, kartida wa xqabad iyo filashada Qaran yeelan karo. Waxbara shadu waxay udub dhexaad u tahay Qaran dhiska, aqoonsiga ummadeed iyo isku xirka caalamka. Si kooban waxbarashadu ma go`aamiso aayaha iyo mustaq balka qofka oo kaliya, ee waxay go `aamisaa mustaqbalka bulshada oo dhan.
Waxaa jira tartan adag oo loogu jiro in dalba dalka kale uu kaga horumaro dhanka xaqiijinta ujeeddooyin ka waxbarashada, fursadaha helitaankeeda, iyo tay aynteeda, si sare loogu qaado heerka aqooneed ee dadkooda. Qaramada dunida ugu horumarsan waxay ku horumareen aqoonta iyo xirfadaha ay muwaadin iintooda ka kasbadaan nidaamkooda waxbarasho. Waxaa jira xiriir marag ma doonto ah oo ka dhaxe eya waxbarashada, xasiloonida bulshada, horumarka iyo barwaaqada uu dal yeelan karo. Dhankeenna So omaaliya waxaan bilownay inaan ahmiyad gaar ah si ino arrintan, aanna qaadno tillaabooyin aan wax ku hagaajineyno.
Dagaalka daba dheeraaday ee aan sodonka sano ka badan ku jirnay ayaa burburiyay dhammaan hay` adihii qaran ee muhiimka u ahaa in waxbarashadu ay horumarto. Waxaa burburay xarumahii tacliinta, agab kii waxbarashada, buugaagtii iyo diiwaanadii waxbar asho ayaa dhamaan la baabi`yay. Macalintii tayada lahaa ayaa ku kala firxaday dalka gudihiisa, gobolka geeska Afrika iyo Caalamka oo idil taas oo baabi`say cududii shaqaalaha, ee bahda waxbarasha da ee dalku ku tiirsanaa. Waxaa nagu yimid gaabis waxbar asho oo jiilal badan iskaga gudbay intii lagu guda ji ray Qaran burburkii ilaa iyo waqtigan aynu had da joogno.
Hey`adaha waxbarasho ee gaarka ah iyo kuwa bu lshada leedahay ayaa dadaal u galay inay daboolaan baahiyaha baaxadda leh ee ay qabaan shacabka So omaaliyeed. Taas ayaan se dabooli karin baahida wa xbarasho ee dalka taal. Xilligan la joogo sababo la xir iira duruufaha aan kor ku xusay dartood, Soomaali ya waxay ku jirtaa dalalka ugu hooseeya dunida, gaar ahaan dhanka qorista caruurta ee dugsiyada, tayada waxbarista iyo wax soo saarka ardayda. Hal kan ma ahan xaalka aynu rabno inaan kusii nagaa nno, amaba aan kusii nagaan karno, haddii aan doon eeyno inaan ka lib keenno mustaqbal ifiya oo dalke enna uu gaaro.
Soomaaliya waa tusaalaha ugu fiican ee noo ifti iminaya xiriirka ka dhaxeeya Qaran dhiska, horu marka waara iyo waxbarashada. Dhab ahaan waxaa jirta dood adag oo tilmaameysa in Soomaaliya ay uga weecatay jihada Qaran dhiskeeda iyo ilaalinta Madaxbannaanideedaba sababo la xiriira inaan lum inay haybteena ummadeed. Halkii aan bulshadeena ku hagi lahayn Heyb Qaran oo ku saleysan qiyamka iyo danaha aan wadaagno, waxaan ku habsaannay dano qofeed ama qabiil. Muddooyinkan dambe wa xaa abuurmay sheekooyin iyo taariikho kala ged disan oo wali na kala qaybiyanaya.
Ma jiri doonto mabaadi’ guud oo tixraac u noqon kara nabadgalyo iyo horumar waara haddii aan sid aan kusii soconno. Sidaas darteed waa inaan ka bax naa dabinkaan halista ah ee uu sii xoojinayo jahliga iyo is-aamin la`aanta, innaga oo uga gudbeyna waxb arsho mideysan oo ay wada heli karaan caruurteena.
Waxbarashadu waa waxa kaliya ee abuuri kara hayb ummadeed oo leh hiigsi ka fog dano qofeed ama qabiil. Dadkeennu waxay leeyihiin taariikh hod an ah, sheekooyin iyo mustaqbal ay wadaagaan, ku waas waxaa lagu xoojin karaa dhismaha hannaan waxbarasho loo simanyahay oo ku dhisan hal abuur iyo curin cusub.
Waxaa lama huraan ah inaynu iskugu nimaanaa wadahadal lab xaarnaan leh oo qotodheer, kuna saa bsan hiigsiga nidaam waxbarasho tayo leh oo ay ka wada faa’ideysan karaan dadkeena. Sidaa daraad eed ayaa aan u qabanqaabinay shirweynaha waxbar ashada Qaranka inta u dhaxaysa 13 - 17ka Maarso 2023.
Shirweynaha Qaran ee waxbarashada waxa uu dii rada saarayaa sameynta aragti guud ee waxbara sho oo sal looga dhigay danaha Qaran, ballaarinta helitaanka waxbarasho loo simanyahay, sare u qaadidda tayada waxbarasho iyo u helidda maalgalin joogto ah si aan caruurteena da’da waxbarasho gaa ray aanay ugu dhicin waxbarasho la'aan. Arrinta ugu dambeysa arrimaha aan ka soo hadlay ee ah in aan caruurteena looga tagin dhaqaale dartiis waa in ay doodeena u jiheysantaa in waxbarashadu tahay ma algalin jiilal iskaga gudubta oo dhista awooda dadke ena, abuurtana fursado horseeda horumar waara, halkii aan u arki lahayn qarash ama makhaasiir inaga baxaysa. Waxaan ugu baaqayaa dhammaan saami leeyda waxabarashada Soomaaliya in aysan waxba kala harin taageerada waxbarashada dalkeenna.
Waxaan shirweynaha ku lafa guri doonnaa habka ugu mudan in loo mareeyo hannaanka waxbarasha da, iyadoo leh doorar cad iyo masuuliyado ka dhexee ya dhammaan saamileeyda. Waxaan ku qanacsan ahay in haddii la helo xalal Qaran oo hal abuur leh, aan u beddeli karno caqabadaha waxbarashada ee jira fursado waxbarasho oo cusub. Sida cad, waxaa jira door weyn oo ay qaadan doonaan dowladda Fe deraalka, Dawladaha xubnaha ka ah dawladda Fed eraalka, bulshada, ganacsiga gaarka ah iyo taag eerada bahwadaagteenna caalamiga ah.
Gebagabadii, mustaqbalka Soomaaliya ayaa wali ku jira geeddi-socod. Inkasta oo horumar la samee yay, wali waxaa taagan caqabadaha amni, siyaasade ed iyo dhaqan-dhaqaale. Sida aan qabo waxbarasha da ayaa ah habka ugu wanaagsan ee si dhaqso ah looga gudbi karo caqabadahaan laguna gaari karo mustaqbal horseeda xasilooni iyo fursaddo.
Faarax Sh. Cabdulqaadir Maxamed – Wasiir ka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
DIB U EEGISTA SHARCIGA NISA WAA LAMA HURAAN
Waxaa muddo dheer lagu baaqayay baabi’inta Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda -National Inte lligence and Security Agency (NISA) oo horey loogu magacaabi jiray Hay’adda Adeegga Amniga (Nation al Security Services – (NSS)), si loo dabargooyo taca diyadii iyo dhaqankii awood ku takrifalka ee caadada u noqday hay’addaas, taaso laga dhaxl ay burburkii Qarankii Soomaaliyeed.
NSS looma abuurin dan Soomaaliye ed. Waxaa
loo abuuray cabburinta iyo ciqaabka Shacbiga Soomaaliyeed si loo xaqiijiyo
jiritaanka iyo joogitaanka xukunka keligi talis ka ahaa, loona hor istaago
xorriyadda iyo xuquuqda siyasadeed ee hadalka, cabashada, iyo bannanbaxa, ka
qaybgalka tartanka siyaasadda iyo doorasho xor iyo xalaal ah o
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 12-KA MAARSO 2023-KA-
.