HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 5-TA MAARSO 2023-KA-KA

0
Sunday March 05, 2023 - 08:31:28 in Wararka by
  • Visits: 399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 5-TA MAARSO 2023-KA-KA

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Qatar uga qeyb galaya shirka Qaramada Midoobay ee dalalka soo koraya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxa muud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee Qatar, hal kaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa inta ay ka qeyb galay aan Madasha 5-aad ee dalalka soo koraya, waxa ay kulammo la qaadan doonaan madaxda iyo hoggaam iyeyaasha ka soo qeyb-galaya madashan, si loo xoojiyo danaha iskaashi ee dowladda Soomaaliya.

Sida ay madaxtooyadu sheegtay, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlidoona xaal adda jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Qatar, isagoo mudnaan siinaya xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

Shirkan oo furmaya maalinta berrito ah, ayaa uje eddadiisu tahay in la abaabulo balanqaadyada bul shada caalamiga ah ee ku aaddan ciribtirka sabool nimada.

Waa shirkii shanaad ee Qaramada Midoobay ee Doha, kaasoo loogu talo galay in lagu dardar-geliyo horumarka waa

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay xaaladda amni ee magaalada Muqdisho

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soo maaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaalada amaan ee magaalada Muqdisho oo maalmahii lasoo dhaafay sii xumaaneysay.

Raysal wasaare Xamse ayaa sheegay in isku dhacyada ciidan ee baraha koontarolada magaalada Muqdisho ka dhaca ay sabab u yihiin masuuliyiinta dowladda oo aanan u hogaansamin awaamiirta ciid anka amniga ee ku sugan baraha koontaroolada.

Wuxuu ugu baaqay masuuliyiinta kala duwan ee dowladda Soomaaliya iney u hogaansamaan awaam iirta ciidanka amniga ee ku sugan baraha Koontar oolada, taasoo uu tilmaamay iney muhiim u tahay hubinta amaanka magaalada Muqdisho.

"Masuuliyiinta dowladda waxaan leeyahay u ogo laada ciidanka amniga iney waajibkoda gudtaan, had ad masuul tahay mahan inad wax kale tahay, askartu adigey ku ilalinayaan gurigada iyo ilamahada ayay ila linayaan surtagal mahan sidee lee istaajin kara inaad dhahdo, saraakiisha Militariga ayagana sidoo kale mahan iney dhahan gaari baroon ah baa ila socda cid i istaajin karta maleh, Xukuumada sharciyo adag ayay kasoo saari doonta arimahas oo fowdo ku ah amniga" ayuu yiri Raysal wasaare Xamse.

Raysal wasaare Xamse ayaa xusay in ciqaabta u gu adag ee sharciga la marin doono askari kasta oo gabood fal ku sameeya shacabka, islamarkaana ay haatan xiran yihiin askartii ku lugta laheyd dhibaat ooyinkii dhawaan ka dhacay Muqdisho, lana horke eni doono sharciga.

Hadalkaan kasoo yeeray Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa kusoo beegmaya, iyadoo maalma hii lasoo dhaafay uu faraha kasii baxaayay amaanka magaalada Muqdisho oo ay ka dhaceen dilal qor sheysan iyo iska hor imaadyo ciidan oo sababay dhi mashada dad badan oo shacab ah.

Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Marwo Sacdiya Yaasiin oo shir guddoomisay Kalfadhiga 2aad kulankiisa 25aad ee Golaha Shacabka BJFS

Guddoomiye ku Xigeenka koowaad ee Golaha Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa shir guddoomis ay Kalfadhiga 2aad kulankiisa 25aad ee Golaha Shacabka BJFS ayadoo uu goobjoog ah aa Guddoomiye Ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow

Kulanka oo ay soo xaadireen 151 Xildhibaan ayaa ajendihiisu Ahaa 1)Ka doodista Warbixinta Akhrinta 2aad Ee Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argag ixisada.

2)Qeybinta Warbixinada Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedyada Kala Ah

A)Dhowrista Xogta

B)Maareynta Deeganka.

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku- xigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamul ada Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka BJFS, Xil. Nuur Axmed Diiriye "Nuur Afeey” iyo qaar kamid Ah xubnaha guddiga Ayaa xildhibaanada ka hor aqriyay Warbixinta Akrinta 2aad Ee Hindise Sha rciyeedka La-dagaalanka Argagixisada oo uu gudd igu ka soo shaqeeyay Ayagoona sheegay diyaarita na sharcigaan in ay la kaashadeen khubaro sharciy aqaano Ah iyo qabiirro ku xildheer sharcigaan wax ayna xildhibaanada ka codsadeen in ay meelmariy aan sharcigaan oo muhiim u ah dalka iyo dadka soomaaliyeed.

Intaasi kadib xildhibaanada Golaha shacabka BJFS ayaa dood adag ka yeeshay sharcigaan xildhib aanada ayaa intooda badan doododa ku saleysne eyd toosin iyo turxaan bixin ‘talosoojeedin ku saa bsan sharcigaan.

Ugu dambeyntii guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo shir guddoomineysay ayaa soo xirtay kul anka Shalay iyadoona sheegtay in kulankaan kulankiisa xiga ay dhameeystiri doonaan ka doodista sharcigaan oo ay ka harsan yahiiin 11 xildhibaan.

Madaxweyne Xasan Sheikh: Tabashada beeluhu xal keeni mayso ama idaacad ka qeyliya ama dibadda dalka uga baxa

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay shirarka beeluhu qabsanayaan in aysan xal u ahayn tabashada ay ka qabaan Dowladda.

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa caddeeyay in tabashooyinka beeluhu ay fursad siinayaan koox da Alshabab, sidoo kalena ay yi hiin hadafka Alshabaab ee ah in Dowladda iyo dadka iska hor yimaadaan.

Xasan Sheikh Maxamuud wuxuu sheegay tabasho kaste oo la qabo in loo baahan yahay in lagu dhex xalliyo Dowladda dhexdeeda, wuxuu sheegay cid ka ste inay wakiil ku leedahay hay'adaha dowladda.

"Tabashada beeluhu xal keeni mayso ama idaa cad ka qeyliya ama dibadda dalka uga baxa. Waxa ugu dambeeya ee ay dhalayso waa inaan Shabaab ka mashquulno,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sh..

Hadalka madaxweyne Xasan Sheikh ayaa yimid iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyay qaar kamid ah beeluhu ka cabanayeen habka wax qeybsiga D/ada.

Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socda Qaramada Midoobay

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Mu qdisho Md. Yuusuf Xusee Jimcaale ayaa Shalay xaf iiskiisa kulan kula qaatay hawlwadeenada sare-sare ee ka socday barnaamijka UN-JPLG ee Qaramada midoobay, kaas oo taageero Dawladaha Hoose ee Soomaaliya.

Ujeedada kulanka ayaa ahaa in hawlwadeenada maamulka guud ee barn aamijkaan ee uu hogaa minayay Mr. Paul Sim kin laga dhageesto qorshaha wa jiga 4-aad ee bilaaban doono Barta maha san adkaan.

Sidoo kale, guddomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa la wadaagay qorsheyaasha hortebinada horumarineed ee uu maamulka gobolka ka leeyahay horumarinta caasimadda Muqdisho, sida adeegyada bulshada, maaraynta khashinka, shaqo abuurka dhalinyarada, tababarada dhalinyarada, ko bcinta Dhaqaalaha iyo hagaajinta Sharciyada iyo hab raacyada shaqo ee Dawladda Hoose.

Guddomiyaha Gobolka ahna Duqa Muqdisho ayaa ka mahadnaqay taageerada barnaamijka JPLG isa goo dhinaca kale ku adkeeyay in la xoojiyo taage erada ay Caasimadda ka hesho barnaamijkaan. Kul anka waxaa goob joog ahaa guddoomiye ku-xige enada maamulka gobolka Banaadir iyo xoghayaha guud ee maamulka.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaal iya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay ho wlgalo lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo saacadihii lasoo dha afay ciidanka xoogga iyo kuwa Jub baland ay ka fuliyeen degaano ka tirs an Gobolka Jubbada Hoose.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa uu boggaadiyay howlgalka oo lagu dilay in ka badan 10-xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab, how lgalkaasi oo ka dhacay gelinkii hore ee Shalay deeg aanka Turdho iyo deegaanada ku xeeran wabiga jinkiisa Jubbada Hoose.

Waxa uu sheeay Madaxweynaha in Jubbaland ka socdo howlgalo la doonayo in Al-Shabaab, halk aasi looga saaro, waxa uuna xusay in dhawaan rejo ka qabaan in Al-Shabaab laga saaro goobo badan ay joogaan, waa sida uu hadalka u dhigay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo safar ku joogay maalmihii lasoo dhaafay Kismaayo ayaa sheegay in safarkiisa u ahaa mid guuleed, sida uu tilmaamay, waxa uuna u mahad celiyay Madaxda Jubbaland iyo shacabka kunool deegaannada ma amulkaasi.

Si kastaba hadalka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa uu yimid, kadib markii Dorraad howlgalo qorsheysan ay si wada jir u fuliyeen Ciidanka Nabad-sugidda Jubbaland iyo Ciidanka kumaandooska DAN AB, gaar ahaan urur 5-aad.

DFS oo u yeertay Safiirkeeda dalka Qatar & MW Xasan Sheekh oo Shalay kusii jeeda Dooxa

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda So omaaliya ayaa u yeertay Safiirka dowladda Sooma aliya ee Qatar u jooga Amb. C/risaaq Faarax Cali Taano

Warqad Wasaaradda Arrimaha Dibadda u dirtay dow ladda Qatar ayaa waxaa dowladdaas lagu wargeliyay in Safiirka Soomaaliya ee Dooxa wadatashi loogu yeeray inuu u yima ado magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Sidoo kale Wasaaradda ayaa si KMG ah Sii-hayaya Safaaradda Soomaaliya ee Qat ar ugu magacawday Ruun Saciid Qoorsheel, sida la gu shaaciyay Qoraal kasoo baxay Wasaaradda arr imaha Dibadda X/ F/ Soomaaliya

Isbedelkaan cusub ayaa waxaa uu kusoo aaday, iyada oo Shalay Madaxweynaha dowladda Soomaal iya Xasan Sheekh Maxamuud uu safar ku tagayo magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar, sida laga soo xigtay Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo.

Amb. C/risaaq Taano ayaa ka mid ahaa Safiirada ugu awoodda badnaa ee dowladii hore ee uu hogg aaminayay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Fa rm aajo, isla markaana isku xire u ahaa xiriirka dow laddii hore iyo dowladda Qatar.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Wasaaradda oo ku qornaa Luuqada Ingiriiskahare this:

Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka "bahda suugaan ta waxaa ay hormuud ka yihiin dagaalka lagula jiro Khawaarijta”

Maareeyaha Golaha Murtida iyo Wacyi-galinta Qar anka, Cusmaan Cabdullaahi Guure oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soom aaliyeed ay aa sheegay in bahda suugaanta ay kaalin muhiim ah ku leeyihiin dagaalka ka dhanka Khawa arijta Al-shabaab ee ka socda dalka.

"Dagaalka looga soo horjeedo Khawaarijta waxaa muhiim ah in shacab iyo dowlad laga wada qeyb qaato, si looga saaro meesha kooxdaasi, bahda fank ana wax aa ay qeyb ka yihiin bulshada ku jirta daga alka” ayuu yiri Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guure.

Dhinaca kale, maareeyaha ayaa faah faahin ka bixiy ay tartan fanka ah oo dhowaan ka furmi doona Tiyaatar ka Qaranka, kaasi oo ay ka soo qeyb gali doonaan dhammaan bahda fanka.

Md. Guure, ayaa sheegay in tartamayaa sha ay ku tart ami doonaan suugaan Wad ani ah, sidoo kalena bahda Farsh axanka ay hibadooda ku soo bandhigi doonaan.

Waa markii u horreysay burburkii ka dib tartan nuu cani lagu qabto Tiyaatarka Qaranka, waxaa xusid mu dan in tartankan uu abaal marintiisa bixin doono Mad axweynaha JFS, Md. Xasan Sh. Maxamuud.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo kor meeray Akademiyada Boliiska ee Jeneraal Kaahiye

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed, Saree ye Guuto. Sulub Axmed Firin ayaa kormeeray Akad emiy ada Boliiska ee Sareeye Guuto Kaahiye, kaasi oo lagu Tababarayo Ciidamo kamid Noqonayo Bol iiiska Sooma aliyeed, Ciidamadii dhawaan laga Ke enay Dalka Jabu uti ee Tababarka Soo dhameystay.

Taliyaha ayaa qeybahan ka la duw an ee Ciidamada Boo liska Soomaaliy eed kula Dard aarmay ilaalinta Xuxuuq da Muwaadinka Soomaaliyeed iyo Handitooda.

Taliyaha ayaa u sheegay ciidamada in ay ka foga ada an Waxyaabaha Maan ka dooriya maadama Boo liska uu yahay ilaaliyaha Bulshada, loona baahanya hay in ay ka fogaadaan Waxayaa baha maanka door iya, awaamiirna laga soo sa arayo ciddii lagu qabto isa goo isticmaalaya Balwad nuucey doonto ha ah aatee.

Golaha Aqalka Sare oo Shalay loo qeybinayo Xeer ku saabsan muddo kordhin

Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee Baarl amaanka Soomaaliya ayaa waxaa Shalay ay kulan ku yeelanayaan Xaruntooda M/Muqdisho.Guddoonka Aqalka Sare ayaa Habeen hore Xildhibaannada ku warg eliy ay in uu Shalay jiro Kulanka Aqal ka Sare, waxaana Ajandayaasha Kulanka Shalay ay kala yihiin.

1.Qaybinta Xeerka Gaarka ah ee Habraaca Nidaa mka Dib u eegista iyo Wax-ka beddelka Dastuurka KMG, xee rjaas oo ah mid muddo kordhin loogu sam eeynaya xilh eynta Baarlamaanka iyo Madaxwey naha.

2. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka Dhow rista Maalgashadayaasha iyo Maalgashiga.

3. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka Aqo ons iga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha. Xildhibaan nada Aqalka Sare ayaa Maalihii la soo dhaafay ansixiyay hin dise sharciyeedyo dhowr ah oo kasoo gudbay Golaha Shacabka, waxaana weli hory aalla sharciyo dhowr ah oo kale.

Hormuud Salaam Foundation oo Tababarka Mooto wadista usoo xirtey Dhalinyaro.

Waxaa Shalay lagu qabtay xarunta Hormuud Sa la am Foundation munaasabad Tababr loogu soo xira yey, Dufcadii labaad ee mashruucan shaqo abuurista oo soo dhameytstey tababarka mooto wadista oo socday mudo laba bilood ah.Hormuud Salaam Fou ndation, ayaa qor shaheedu yahay ineey shaqo abuur u sameeyso ilaa 10 00 (kun dhalinyaro ) ah, kuwa asoo la barayo xirfada mooto wadista. Tababarkaan ayaa waxaa horey u dha meystey Dufcadii Koowaad, kuwaasoo shaqo bilaabay dhawr bilood ka hor, iya doo Dufcada labaadna aay sha qo galayaan Shalay wixii ka bilowda.

Gudoomiyha Hormuud Sal aam Foundation Abdu ll ahi Nur Osman oo Goobta ka hadlay ayaa u mahad celi yey, Dugsiga sare Farsam ada ee Buruuj, oo tab abar ka fuliyey, iyo Shirkadda Adeega ee RIKAAB, oo shaqo siin doonta dhalinyar adaan soo dhamesytey Tababark, iyagoo ka sha qeyn doono shaqada Delivery ama u geynta dadka soo dalbada alaabada aay u baahan yihiin.

Gudoomiyaha ayaa kula dardaarmey Dhalinyara da ineey ka faaiidesytaan fursadaan aay heleen. Una gutaan shaqadooda si nadiif ah si aay uga baxaan shaqo la,aanta, una caawiyaan naftooda iyo ehelk ooda. Madaxa Tababarada ee Isku ulka Buruuj, Cali Xasan Dhuroow oo goobta ka hadlay ayaa sheegey in dhalinyarada aay soo dhameysteen tababar so cday mudo laba bilood ah, lana soo baray xirfadaha kala ah:

Wadista Mootada

Cilad bixinta mootada

Sharciyada wado marista

Isticmaalka GPS

La dhaqanka wanaagsan ee macaamiisha

Duruus Ismaalmi ah oo ku saabsan dhaqanka wanaags an. Sidoo kale Maamulaha shirkada adeega ee RIK AAB, Maxamed Abdullahi Quule oo goobta ka hadlay ayaa balan qaday in dhalinyaradaan aay shaqo bila abi doonaan wixii ka danbeeya Shalay, waxaana uu shee gey ineey u diyaariyeen wax walba oo u fudude eynaya gudashada shaqadooda, ayna siin doonaan dhammaan agabka aay u baahan yihiin.

Maamulaha ayaa u mahd celiyey Hormuud Sala am Foundation oo maalgelisey m,ashruucaan tabab arka ee shaqo abuurka , iyo Iskuulka Farsamada ee Buruuj oo fuliyey Tababarka, waxaana uu sheegey in dhalinyarada an aay ka rajeeynayaan ineey noqdaan kuwo kazoo ba xa shaqada aay qaban doonaan , oo ah u adeegida dad ka Soomaaliyeed, lagana rajeeyna yo ineey dhaqan fii can kula tacaamulaan, dadka aay u adeegi doonaa, ay na aad u taxadaraan badqabka iyaga iyo shacabka.

Beesha Habar-gidir oo ka cabaneysa 7 xil oo uga maqan DF

Toddobaadkii dhamaaday laba beelood ayaa siyaa bo kala duwan ugu shiray magaalada Muqdisho ee caa simada Soomaaliya, kuwaasi oo labaduba qaba tabasho oyin la xiriira xilalk ooda dowladda dhexe.

Mid kamid ah labadan be elood waa mid iyada lagu eedeynayay maalmihii la soo dhaafay inuu u roona aday madaxweyne Xasan Sheekh. Xildhibaanada labada Aqal iyo wasiirada be esha hoggaamisa maamulka Gal mudug ayaa dhawa an ku shiray magaalada Muqdisho.

Iyada oo ay beeshaas muddo la kulmeysay eed ah in wax walba oo dowladda dhexe ah inuu Xasan Sheekh iyaga siiyay, ayay dhinaca kale keeneen do od ah in iyaguba dulmisan yihiin.

Waxay miiska soo saareen illaa 7 xil oo iyaga uu ma daxweyne Xasan Sheekh ka qaaday oo uu beelo kale siiyay iyo 2 xil oo uu soo kordhiyay.

Doodda tirsiga waxaa laga saaray kuraasta ay ho re ugu fadhiyeen ee isla qof iyaga ah lagu soo cel iyay, tusaale; Hanti-dhowraha Qaranka oo qof iyaga ah laga qaaday oo isla qof iyaga ah lagu bedelay.

Xubnaha kulanka ka qeyb-galay ee aan la hadalnay waxay sheegeen in dowladda Xasan Sheekh ay ka qa aday; Xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda arrimaah dibadda, Guddoomiyihii guddiga doorasho oyinka Qaranka, Guddoomiyihii maxkamadda gobo lka Banaadir, Madaxii furdada dekedda Muqdisho, Guddoomiyaha degmada Waaberi

iyo Agaasimayaal heer gobolka Banaadir iyo heer dowladda dhexe ah.

Dhinaca kale waxay isku sheegeen inuu Xasan She ekh usoo kordhiyay hal Wasiiru-dowle iyo Taliy aha NI SA oo kaliya. Doodoodda waxaa kasoo baxd ay in iyaga wax ka maqan yihiin oo ay tahay inay madaxda sare kala fadhiistan.

Waxaa naloo xaqiijiyay inay ballamo ka qabsad een madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad, si looga doodo waxyaab aha dow ladda uga maqan reerkaas. dhiiga sokeeye ee ku dadaan aya M/Laascaanood, ma’aha wax la aqbali karo, waana xaalad murugo, tiiraano iyo uur ku taallo leh,” ayuu yiri.

Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in waxa ka soc da Laascaanood uu yahay dagaal sokeeye oo la dhex-dhigay Ummad mid ah, si loo kala dhan-taallo.

Ugu dambeyn Cirro ayaa shaaciyay in Laascaanood ay ula mid tahay magaalooyinka kale ee Somaliland, is la-markaana ay ka damqanayaan dhibaatada ka taagan magaaladaasi.

"Waxaan u arkaa dagaal sokeeye oo aan aheyn laba dhinac oo la dhex dhigay Ummad mid ah oo aan meel kala tageyn. Laascaanood waxay naloo mid tahay Boo rama, Hargeysa, Berbera, Burco iyo Ceerigaabo,” ayuu markale yiri musharraxa xisbiga Wadani.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo horay xuk uumadda Somaliland u shaacisay in dagaalka ka socda Laascaanood ay iska kaashanayaan ciidamada Punt land, argagixiso iyo kuwa nabad diid ah, walow ay eede

Xilalkii ay xilligii Farmaajo haysteen wax ka yar in ay hadda haystaan oo xilal badan laga wareejiyay, ayna dhinaca kale haysato eedeyn been abuur ah, haddana ay tahay inay doodoodda furaan ayuu kul ankaas kusoo dhamaaday.

Shir kale oo muhiim ah oo Muqdisho ka dhacay, isa gana waxaa yeeshay Xildhibaanada labada Aqal ee be esha hoggaamisa maamulka Koonfur Galbeed.

Shir laba maalin qaatay kadib waxay xildhibaanada lab ada Aqal ee reer Koonfur Galbeed ay sheegeen inay ku qadsan yihiin dowladda dhexe, lana qalday saami-qeybsiga.

Waxay madaxda sare ee dalka ugu baaqeen in deg deg loogu laabto hanaanka loo qaabeeyay xilal ka dhe xe, kuwa hoose iyo taliyayaasha ciidamada, haddii kale ay tallaabo qaadi doonaan.

Balse madaxweyne Xasan Sheekh oo Kismaayo ka hadlay ayaa duray shirarka beeluhu ku yeesheen Muqdi sho iyo Nairobi ee ka dhanka ah sida ay wax u qeybine yso dowladdiisu.Xigasho:Caasimadda.Net

Cidamada Dowladda oo Howlgal ku dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidanka kumaandooska Danab, gaar ahaan urur 5-aad iyo ciidanka nabad sugida dawlad goboleedka jubb aland, ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaan ka Tur dho iyo deegaanada ku xeeran wabi ga jinkiisa ee gobol ka Jubbada hoose, waxay ku dileen Xubno ka Tirs an Alshabaab.

Hawlgalka ayaa lagu dilay 13 Xubno od oo Alsha ba ab ah islamarkaana uu ku jiro Xubin sa re oo lagu mag acaabo Aruuriyow Maxa med Cumar oo Magaciisa Af garashada uu yahay Ax med Sahal, sida uu warbaahin ta Ciidamada Qalabka sida u xaqiijiyey Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab Taliye Carabdheeg Axmed.

Hawlgalka Ciidanka Danab iyo Ciidanka nabad sug ida Dawlad goboleedka Jubland ay ka sameey een de gaanka Turdho ee gobolka Jubada Hoose ay aa ku soo aadaya xilli degaano badan oo ka Tirsan gobolada dalka ay ka socdaan Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab.

CIRRO oo Muuse Biixi ku taageeray dagaalka magaalada Laascaanood

Musharraxa xisbiga mucaaradka ee Wadani, Md. Cabdiraxmaan Cirro oo Shalay warbaahinta kula hadlay M/Hargeysa ayaa si adag uga hadlay xaaladda Laas caanood, isaga oo taageero u muujiyay xukuumadda Muuse Biixi.

Cirro ayaa madaxweyne Biixi ku taageeray in xuk uumaddu ay ka hortegto duulaan uu sheegay in Somal iland ay ku soo qaaday Puntland, isaga oo si adag u cambaareeyay.

"Xisbiga Wadani waxa uu si adag u cambaareyna yaa duulaanka fara-gelinta ah ee maamul goboleedka Soomaaliya Puntland kusoo qaaday gudaha Somali land,” ayuu yiri Mr. Cirro.

Wuxuu intaas raaciyay "Xisbiga Wadani waxa uu bo ggaadinayaa Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Soma liland inay iska difaaceen duulaankaas gar-darrada ah,”.

Musharraxa xisbiga Wadani oo hadalkiisa sii wata ay aa xusay in aan la aqbali karin dagaalka iyo barakaca weli ka socda M/Laascaanood ee xarunta Sool.

"Dagaalka, barakaca iyo yntaasi iska fogeeyeen waxg aradka deegaanka ee SSC.

Wasiir Cali Balcad oo ka hadlay muhiimada Soo maaliya u leedahay shirka Shan geesoodka

Ciidamadda dowladda Soomaaliya oo kaa shanaya dadka deegaanka ayaa sanadkii hore bil aabay howlgal saf-ballaaran kaasoo lagu beegsaday Al-Shabaab oo ku weyday dhaqdhaqaaqaas dhul ballaaran.

Falanqeeyayaasha ayaa ku booriyey dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada in ay ilaaliyaan amni ga, isla markaana ay kaalmo dhaqaa le u raadiyaan goobaha dib loo qabsa day si aysan dib ugu soo laaban gacanta AlShabaab.

Shirka lix-geesoodka Washington Arrintan ayaa soo baxday toddobaadkan iyadoo wakiilo ka socda Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta,

Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, iyo Mareyk anka ay ku kulmeen magaalada Washington si ay u ga wadahadlaan arrimaha amniga, dowlad-dhis idda, horumarka, iyo mudnaanta bini’aadantinimo.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa Talaadadii sheegtay in ka qeybgalayaashu ay muujiyeen taageerada ay u haayaan dowladda Soo maaliya iyo sidii ay diiradda u saari lahayd ka hort agga argagixisada iyo Isku-dubbaridka kaalmada amniga.

"Saaxiibadda Caalamka waxay isku raaceen in la xoojiyo isku-dubbaridka kaalmada ammaanka ee caalamiga ah, iyo muhiimadda ay leedahay in la hu biyo in waqtigeeda lagu gaarsiiyo gargaarka xasilinta meelaha cusub ee la xorreeyay,” ayaa lagu yiri bay aanka.Qoraalka wuxuu intaa ku daray in daneeyeyaa sha caalamka ay ka go’an tahay in ay Soomaaliya ka taa geeraan sidii ay u buuxin lahayd halbeegyada la gu maamulayo hubka iyo rasaasta, si golaha amm aanka ee Qaramada Midoobay uu awood ugu yee sho in uu si buuxda u qaado xakamaynta hubka ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Qaaditaanka Cunaqabateynta hubka Golaha ayaa ilaa hadda ka gaabsaday in la qaado cunaqa bateynta hubka ee saaran Soomaaliya, iyagoo ka cabsi qaba in hubku uu gacanta u galo kooxaha hub eysan ama kuwa kale ee aan dowliga ahayn.

Safaaradda Mareykanka ayaa sheegtay in hubka soo gaaray Muqdisho Talaadadii uu yahay mid cala amadeysan oo la diiwangeliyay iyadoo la raacayo siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Maareynta Hubka iyo Rasaasta.

Sharaxaada dowladda ee wadahadalka Siyaasad dan ayaa ah mid loogu talagalay in lagula xisaabt amo laguna xakameeyo hubka ku dhex jira ciidama da ammaanka Soomaaliya iyo hubka lagu qabto fur imaha dagaalka.

Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda iyo iskaa shiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA, ayaa sheegay in shirkii todobaadkan ka dhac ay M/Washington uu ahaa mid miro dhal ah.

"Hadafkeenu wuxuu ahaa in aan codsigeena u gudbino saaxiibadayada sida tababarada, saadka, agabka xasilinta, bini’aadantinimada, iyo horumarin ta. Saaxiibadayada hadafkoodu wuxuu ahaa inaan ka wada hadalno sidii Soomaaliya si wanagsan loo taageeri lahaa dagaalka ay ku jirto Al-Shabaab,” ayuu yiri Cumar.

Galaangalka nabad-gelyada Soomaaliya Wuxuu raaciyey: "Waxaan sugeynaa jawaabtooda baahiya hayaga iyo gargaarka aan waydiisannay iyo sidoo ka le go’aamo la xiriira kordhinta isku-dubbaridka taag eeradooda Soomaaliya”.

La-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya, Xus een Sheekh-Cali, ayaa ku soo qoray Twitter-ka kulan ka Washington ka dib: "Kulan wax-soo-saar badan leh”. Dhamaan dalalka ka qeybgalay kulankan ayaa saameyn ku leh amniga Soomaaliya.

Muqdisho-

Wararkii ugu dambeeyay DAGAALKA Laascaano od – Maxaa dhacay Shalay?

M/Laascaanood ee gobolka Sool oo toddobadyadii u dambeeyay uu ka socday dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Soma liland iyo kuwa deegaanka ee SSC ayaa waxaa lasoo sheegaya in xaaladda magaalada ay degan tahay Dorraad iyo Shalay.

Waxaa furan ganacsiyada qaar ee magaalada, sida; bakhaarada, maqaaxiyaha iyo hotellada, oo iyagu muddooyinkii dambe xirna, sidoo kale waxa furan dhawr kaalimood oo shidaal ah, sida ay Caasimada Online Sheegtay inay u sheegeen dad degaanka ah.

Ciidamada ayaa waxay isku hor fadhiyaan dhinaca waqooyiga ee magaalada Laascaanood, oo ka baxsan dhulka deegaanka, mana jirto waan-waan qeyb ka ah in uu qaboobo dagaalka.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ee ku sugan Dhuxun iyo Gooja-cadde ay halkaas ka wa daan dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo abaabul dagaal oo xooggan.

Ciidamada Somaliland ayaa lasoo warinaya in ma almahan ka shaqaynayeen dib u abaabulka ciidama dii Somaliland ee ku kala daatay dagaalkii Laascaa nood.

Dhinaca kale, Ciidamo gurmad u ah kuwa deeg aanka ee SSC kana tirsan Puntland, balse la sheeg ay inay u abaabulan yihiin hab beeleed ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Ciidamadaan oo wata gaadiidka dagaalka iyo hub fara badan ayaa waxaa la sheegay inay Habeen hore ka soo baxeen magaalada Qardho, si ay uga qeyb noq daan xoraynta gobolka Sool.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in ciidamada gu rmadka ay saacadaha soo socda tegi doonaan fur imaha dagaalka ee duleedka magaalada, halkaasi oo ay dhaq-dhaqaaq ciidan ka wado Somaliland.

Dagaalka Laascaanood oo socda muddo ku dhaw bil ayaa waxaa isa-soo taraya baaqyada caalamiga ah ee loo dirayo Somaliland iyo dadka deegaanka ee SSC, si loo qaboojiyo xiisadda ka taagan M/Laasca anood. ee dalalka soo koraya.

Cabdirisaaq Khaliif: Dhibbadan ayaa dhacay cidii gaysatayna wali kursiga ayay fadhida

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabdir isaaq Khaliif Axmed, ayaa markale sheegay in xukuu madu ay tacadiyo ka gaysatay magaalada Laascaa nood, isla markaana golaha wakiiladu la xisaabtami doono.

Khaliif oo waraysi siiyay Ma xamed Yuusuf Bakayle ayaa sheegay in boqollaal dhinteen, kumanaana baraka ceen, wu xuuna sheegay in gurigiisa xataa ay dhib aato soo ga adhay, iyo goobaha adeega dadwayna ha sida isbit aalada iyo goobaha kale ee nolosha muhiimka u ah.

Mar wax laga waydiiyay in ay suuragal tahay in shacabka Somaliland iyo bulshada gobolka Sool ay markale nabadi dhexmari karto, ayuu sheegay in aanu ka quusun doonin nabada.

"Waa run dhib badan ayaa dhacay, cidii gaysatay na wali kursigii ayay fadhida, lakiin marwalba in aan la quusan anuu ka guddoomiye ahaan waan qaba, la kiin waxaan su'aal galinaya, tolow arrinta ma laga he li kara madaxweyne Muuse" ayuu yidhi Khaliif.

Waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay sheega shada xukuumada Somaliland ee sheegaysa in arga gixiso ay magaalada ka dagaalamayso, waxaanu sheegay in taasi ay colaada sii hurinayso shacabk ana sii fogaynayso.

Danbiyada uu ku eedeeyay xukuumada, ayuu she egay in lagala xisaabtami doono, isaga oo xusay in Golaha Wakiilada Somaliland uu guddi u saaray arri nta, lana xisaabtami doono xukuumada.

Maraykanka oo sheegay in uu gargaar gaadhsiinayo dadka ku barakacay colaada Laascaanood

Dowlada Maraykanka, ayaa sheegtay in iyada oo kaa shanaysa saaxiibadeeda gudaha iyo kuwa caal amiga ah, ay gargaar cunto iyo dawo gaadhsiinayso dadka ka barakacay Laascaan ood. Qoraal lagu daabacay boga Twiite rka ee Safaarada Dow lada Maraykanka ee Soomaaliya, ayaa la gu sheegay in Maray kanku uu caawimo gaadhsiinayo shacabka colaadu saamaysay.

"Anaga oo kaa shan ayna saaxiibada guda ha iyo kuwa caalami ga ah, USIAD waxay bad baadinayaa nafta dadka iyada oo bixinaysa caawimo cunto deg deg ah, taageero nafaqo oo deg deg ah, iyo taageero caafimaad oo la siinayo dadka ay barakicisay colaada Laascaanood".

In ka badan 185,000 oo qof ayaa ka barakacay magaalada Laascaanood sida hay'addaha caalamiga ahi sheegeen, dadkan ayaa u barakacay deegaano ku xeeran magaalada, iyagoo wajahayo xaalado adag.

Somaliland ayaa dhankeeda sheegtay in ay gar gaar gaadhsiinayso dadka barakacay colaada Laasc aanood iyadoo kaashanaysa hay'adaha caalamiga ah, sidookalena waxa jira qaar kamid ah ganacsat ada Soomaaliyeed oo balan qaaday lacago ay ku taageerayaan dadka barakacay.

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Ukraine

Wararka ka imaanaya dalka Ukraine ayaa sheeg aya in Militariga Ruushka ay qarka u saaran yihiin inay si buuxdo ula wareegaan magaalada bariga dalk aasi ku taala ee Bakhmut.

Ciidamada Ruushka oo muddo toddobaadyo ah iska caabin xoogan kala kulmayay Ciidamada Uk raine ayay u suurtaga shay inay hareereeyaan magaaladaasi, iyadoona ay saadka, sahayda iyo gurmadkaba ka jareen ciidamada la go’doomiyay.

Yevgeny Prigozhin, madaxa xoogaga calooshood u shaqeysatayaasha Ruushka ee Wag ner ayaa she egay in ay fureen waddo ay ugu talaga leen in ay ka ba xaan xoogaga wax iska caabinta ee Ukraaniyiinta.

Waxa uu sheegay in Madaxweyne Volodymyr Zel en skyy uu hadda haysto fursad uu ciidamadiisa uga la bixi karo magaalada, isagoona ugu yeeray in cii damada uu ka daad-gureeyo magaaladaasi.

Saraakiisha Ukraine ayaa qiray in cadaadis xoog leh la soo saaray ciidamada kaga sugan magaalada asi, ayna suurtagal tahay in ay halkaasi isaga bax aan.

Ruushka ayaa daba-yaaqadii bishii January ko rdhiyay weerarada uu ka gaysanayo Magaalada Ba khmut ee Gobolka Donetsk, ka dib markii ay la waree geen gacan ku haynta magaalada kale ee istir aat iijiga ah ee Soledar.

Bishii February, Madaxa Wagner ayaa sheegay in la wareegista Bakhmut ay muhiim u tahay joogita ankooda bariga Ukraine.

Bakhmut ayaa muddooyinkii ugu dambeysay xud un u noqotay dagaalka culus ee dalkaasi ku dhex ma raya Ciidamada Ruushka iyo kuwa Ukraine.

Magaaladan ayaa waxaa ka dhacay mid ka mida dagaaladii ugu qaraaraa, uguna dhimashada badnaa ee ay dhinacyadaasi isaga horyimaadaan, tan iyo markii Ruushku weeraray dalkaasi.Magaalada waxaa ka muuqanaya burbur baahs an, tani oo muujineysa inaanan dagaalka waxba la isku reeban.

Midowga Yurub oo ansixiyay taageero dheeri ah oo la siinayo ciidamada Soomaaliya iyo kuwa ATMIS

Midowga Yurub (PSC) ayaa ansixiyay in taageero dheeri ah la siiyo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed (SNA) iyo kuwa howlgalka Mido wga Afrika ee (ATMIS).

Taageeradan dheeriga ah wa xay ujeedadoodu tahay inay gacan ka geysato war eejinta mas'uuliyadda amniga ee ATMIS-ka oo lagu wareejinayo ciidanka xoogga dalka, taasoo u oggol aanaysa inay gutaan waajibaadkooda qaran iyadoo la xajinayo awooddooda.

Midowga Yurub wuxuu ku dari doonaa €85 milyan taageeradii horey loogu cayimay ATMIS 2023 iyo €25 milyan oo loogu talagalay ciidanka xoogga dalka.

Dhanka ATMIS, taageerada lagu heshiiyey waxay inta badan gacan ka geysan doontaa helitaanka gu nnooyinkii ka maqnaa ciidanka Midowga Afrika, lag asoo billaabo 2021.

Dhanka Ciidanka Xoogga daka waxa ay diiradda saari doontaa bixinta qalabka militari iyo kaabayaa sha dhaqaalaha, iyadoo si dhow ula shaqeyneyso qeybta Tababarka Yurub ee Soomaaliya (EUTM-S).

Midowga Yurub ayaa ah deeq bixiyaha ugu weyn ee si toos ah ATMIS ugu taageeray lacag dhan 2.4 bilyan tan iyo 2007.

Midowga Yurub wuxuu sheegay inuu diyaar u yahay inay si buuxda uga go'an tahay ka qayb qaadashada hawlaha ATMIS iyo xoojinta guulaha la gaaray dagaalka Alshabaab.

Dowladda Sooomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay Iskaashi laba geesood ah

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa magaalada Adis Ababa kula kulmay Wasiirka Shaqada iyo Xirfadaha ee Dowladda Federaalka Itoobiya H.E Mrs.Muferihat Kamil.

Labadan Mas’uul ayaa ka wada hadlay fursadaha iskaashiga laba geesoodka ah ee dhinacyada TVET, shaqada iyo shaqo abuurka.

Sidoo kale, Wasiir Biixi iyo H.E Mrs.Muferihat Kamil ayaa isla gartay Qorshayaasha dib-u-habaynta iyo kor u qaadista hal-abuurka dhalinyarada si loo sahmiyo fursadaha iskaashi ee labada dal. Wasiir Biixi ayaa ka mahadceliyay soo dhoweynta diiran ee loo sameeyay.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan iyo wafdi uu hoggaaminayo aya safar ku jooga magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya

Daraasad: Shirkadaha Maraykanka oo aan u arkin ,Shiinaha meel mudan inay maalgashadaan.

Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa tilmaamaysa in isbedel xooggani ku yimi aragtida maalgashiga shirkadaha Maraykanka ee ku aaddan dalka Shiinaha, taas oo haatan aad hoos ugu dhacday.

Shirkadaha Maraykanka ayaa 25-kii sannadood ee la soo dhaafay u arkayey dalka Shiinuhu inuu kaalmaha ugu horreeya kaga jiro, meelaha muhiimka ah ee ay maalgashadaan shirkadaha Maraykanku, ama ku wanaagsan dhina ca ganacsiga, hase ahaa tee haatan suuqa Shiinuhu uguma jiro kaalmaha sare, shirkadaha Maraykanka. Daraasad ay samaysay Rugta Ganacsiga Maraykanka ee Shiinaha, ayaa sheegtay in ra’yi ururin ay samaysay sannadkan 2023, ay ku ogaatay in 45% oo ka mida shirkadaha Maraykanka ee ra’yi ururintan ka qayb galay inaanu Shiinuhu ugu jirin saddexda meelood ee ugu mudan ee ay tahay in la maalgashado, waana hoos u dhacii ugu weynaa ee la arko muddo ku siman 25 sannadood. Micheal Hart oo ah guddoomiyaha rugta ganacsiga Maraykanka ee Shiinaha, ayaa sheegay in sannad ka hor, ra’yi ururin ay sameeyeen, ay 60% shirkadaha Maraykanku ay doorbidayeen inay maalgashadaan suuqyada Shiinaha. Ra’yi ururintan ayaa markii hore la sameeyey intii u dhexeysay October 19 illaa November 16, ka hor intii aan la qaadin xannibaadaha dhinaca COVID19, balse waxaa mar kale la sameeyey ra’yi ururin kale oo degdeg ah, bishii February 2023, mana jirin wax isbedela oo ku yimi. Laanta Afka Mandarin ku hadasha ee VOA oo la xidhiidhay safaaradda Shiinaha ee Maraykanka ayaa ka heshay falcelin. Hesong Shao, oo u hadlay safaaradda oo tixraacaya warbixin kale, oo ay daabacday Rugta Ganacsiga Maraykanka ee Koonfurta Shiinuhu bishii February 27-keedii, inay muujisay in 90% shirkadaha ka qayb galay ra’yi ururintaasi, inay u arkeen dalka Shiinaha inuu yahay meel ku haboon dhinaca maalgashiga, halka 75% oo ka mida shirkadahaasi ay sheegeen inay dib u maalgashanayaan Shiinaha sannadka 2023. Wuxuu sidoo kale soo qaatay warbixin ay daabacday wasaaradda ganacsiga ee Maraykanka taas oo sheegaysa in ganacsiga Maraykanka iyo Shiinuhu inuu gaadhay illaa $690.6 bilyan oo dollar sannadkii 2022. Ra’yi ururintan waxaa ka qayb galay illaa 319 ka mida maamulayaasha sare ee shirkadaha waaweyn ee Maraykanka ee ka hawlgala daafaha dunida. Warbixintan waxaa qoray Joyce Huang sidoo kale waxaa qayb ku darsatay Adrianna Zhang

Rejada dib u doorashada Erdogan oo xoogaysat ay kadib markii mucaaradka ay…

Mucaaradka Turkiga ayaa ku guuldarraystay inay yeeshaan musharrax qura oo doorashada soo socota kula loolama Madaxw eyne Rajab Tayib Erdogan.

Arrintan ayaa fursad wanaags an u abuurtay hoggaamiyahan mudada dheer u talinayay Tur kiga, oo culays badan uu kasoo food saaray qaabka ay dowla ddiisa u maaraysay dhul-gariirkii dadka badan ku laa yey dalkaas.Hogaamiyayaasha lix xisbi siyaasadeed oo isbahaysi samaystay ayaa Khamiistii kula n xasaasi ah isugu tegay, si ay u shaaciyaan musharraxa ka hortagaya Erdogan, balse kulankaas ayaa kusoo idlaaday fashil.

Kemal Kilicdaroglu, oo madax u ah xisbiga ugu weyn mucaaradka Turkiga ee CHP, ayaa doonaya in loo doorto musharraxa isbahaysiga, arrintaas oo laga diiday isaga oo mucaaradad xooggan kala kulmay xubnaha xisbiga kale ee IYI.

Kulankii Khamiista dhacay ayaa ahaa midkii 12-aad ee ay mucaaradka yeeshaan si ay isula meel dhigaan musharraxa la tartami doona Madaxweyne Erdogan.

Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay mucaaradkiisa kuwo aan dhinac isu raaci karin, islamarkaana aan lagu aamini karin masiirka Turkiga.

Maalin kahor inta aanay mucaaradku yeelan kulankii ugu dambeeyay, ayaa Erdogan waxa uu sheegay in doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka ay dhici doonaan 14-ka May.

Markaa kadib waxaa meesha ka baxay tuhun ahaa in doorashada ay dib u dhici doonto maadaama Turkiga ay soo wajahday musiibo ka dhalatay dhulgariiradii is xigay ee ay ku dhinteen in ka badan 45 kun oo qof.

Doorashada May

Waxaa la saadaalinayaa in doorashada soo socota ay noqon doonto tii ugu adkeyd ee uu wajaho Erdogan oo hogaaminayay Turkiga muddo 20 sano ah.Xukuumadda uu hoggaamiyo ayaa billowday mashaariic ku kacaya balaayiin dollar oo dib loogu dhisayo magaalooyinkii ku burburay dhul-gariirka.

Mucaaradka ayaa lagu dhaliilay in aanay soo bandhigin qorshayaal muhiim u ah dalka, si ay u soo jiitaan dadka aan weli go’aansan cidda ay u codeyn doonaan.

Sidoo kale waxa aanay mucaaradku ka faa’iideysan dhaliilaha loo jeedayay xukuumadda ee ku aaddan qaabka ay uga falcelisay dhul-gariirradii dhacay.

Horraantii sanadkii tegay, mucaaradka ayaa kasbaday taageero badan, haddase waxaa muuqata in taageeradaas ay u wareegtay dhanka Erdogan iyo xisbigiisa talada haya, sida ay sheegeen dadka ka faallooda siyaasadda Turkiga.

Erdogan oo awoodo ballaaran ku helay doorashadii 2018 ayaa ah siyaasiga ugu caansan Turkiga.

Hase yeeshee waxaa hoos u dhacday shacbiyadda xisbigiisa Cadaaladda iyo Horumarinta oo ay ka weecdeen dadka saboolka ah ee Turkida.

Dalkaas ayaa la taacalaya dhaqaalo xumo baahsan oo ka dhalatay sicir-barar gaaray heerkii ugu sarreeyay muddo tobanaan sano ah. Waxaa uga sii daray dhul-gariiradii dhacay bishii hore.

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYOEHELKA UU KA GEERIYO ODAY WARIIYE C/QAADIR MAXAMED CALASOOW {CALSA} 2-3/2023-KA KU GEERIYOOTAY MAGAALADA MUWDISHO

Maamulka Wargeyska Mogadishu Times Daily Newspaper & Bahda Saxaafad da Soomaaliyeed Qeybaheeda Kala Duwan & Asxaabta kale oo kala ah sidan:- Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto} ,Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.Jimmy} Yuusuf Cismaaciil Ax med {Carrabeey} Maxmaxuud Axad Xasan {Xuurshe},Raxmo Max amed Maxamuud {Lajecl}, Naasir Cali Cumar {Al Imra}, Muu se Maxamed Cisma an {M/Kiimi ko}, Faarax Cumar Nuur, C/laahi Xasan Axmed {Sheekhaaloow,} Xasan Cali Ge eseey,C/laahi Maxamed Cumar {Mcjis},Prof

Yexye Sh.Caamir,Madiino Axm ed Jimcaale, Cisma an Xuseen Axmed {Waryeel}, Maxamed Maxamuud Nuu reey {Jimcaale} Qadro Nuurto Cali Cumar {Nuur eyso}, Maxamed Xasan Xuseen {Annaa leh}, Janiib Cali Cu mar {Chuvachanko}, Aadan Macallin C/hi {Aadamo} , C/hi.M.Salaad {Dalle},Aweys Foodeey Nuur , C/fitaax Maxamed Salaad {Diyeeshe}, Nuur Maxamed Cali {N.Qamadi}, Macaallin X asan.,Cabdi Aadan Guul eed, Maxamed Ibraahin Bakistaan, Yaaquub C/hi Guure. C/dir C/lle Nuur {Qalbi Dahab}, Xuseen Cabdi Calasow, Qaasin C/lle Nee ro,Cali Muxuddiin Cali, Maxamed Cali Maxamuud {Madka}, Abuukar Muxud din Isow {Xasharo}, Shaafici Muxddiin Islow, Cismaa nciil.C.Madoobe, Falastiin Axmed Xa aji, Farxiyo Cali Qaajo, Malyun Sh.Xeydar, Aamino Ladan Axmed, Leyla Cadceed Cismaan,Khadiijo Cabdi Maxmed, Yuusuf Cali Cabdi,Maxamuud Xasan Cumar {Add uunyo} ,Amiin Yuusuf Qasaaro, Axmed Maxam uud Dhicisoow, C/hi Maxa med Xasan Black,Cali Maxa med Cismaan {A/Ameriko} Barre Sh.C/hi {Bangaala-deesh}, C/qaadir Cadulle Abikar,{Baaanga},Xaashi C/lle Abirka {Ayatullaahi}, C/ raxma an Muxuuddiin Cali ,Mukhtaar Nuur {Lovy} C/rashiid Cabduule Abii kar {Dayl, C/raxmaan Axmed Absuge, Burhaan Diini Faarax ,Kiin Cumar Makaaraan, Abuukar SKY, Max med Cali Suldaan, Shariif Macallin Maxamuud, C/qa adir Max amuud Walaayo, Xasan Baydhabo, Xasan Maxamuud Axmed Xasan {Fanax}, Safiyo Cali She ekh, Shukri Axmed Leyte {Shiimaa}, Cumar Diini Gee ddi, Cali Diini Geeddi, Bile Gurxan,Cilmi Nuurre Wehl iye, Maryan Cali Dhiblaawe ,Nuurad iin Macaliin Mukhtaar {Diimow},C/hi Calas Jimcale,Maxamed Shi il Xasan {Shiil} C/ Wahaab Nuur Mahdi,& Qadro C/La ahi Cali, Farciyo C/casiis Cali, Xasan Carra ale,dad kaan oo isugu jiro saxafiyiin iyo ehel ba Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dir ayaan:- Qoyska uu ka Geeriy ooday Wariiye C/qadir Maxamed Calasoow {Calas} oo taariikhdu ahyed 2-da Febaraayo 2023-ka Ku Ge eriyooday M/Muqdisho , Wa xayna Alle ugu barya yaan inuu Jannada Fardowzo ugu Bishaareeyo Marx uumka Ehelka & Qaraabada uuka Baxayan Samir Iyo Iimaan Saadaq Ah Ka Siiyo

Aamiin Aamiina Aamiin.

{INNAALILL AAHI WA INNAA ILAAHIRAAJUCUUN}


GUDDOONKA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO HORE U QAADAY TALLAABO LAGU KORDHINAYO MUDDO XILEEDKOODA

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Guddoon ka labada aqal ee baarlamaanka federaalka ee Soom aaliya ayaa qabtay gud diyo ga ar ah oo ka kooban min toban xubnood, kuwaas oo sida ku cad bayaannada ka soo kala baxay labada aqal ka soo talo bi xin do ona muddo kordhin loo sameeyo baarlamaanka iyo madaxweynaha dalka.

Bayaan ku astaysnaa dabayaaqadii bishii tagtay oo ka soo baxay guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlam aanka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddi gaar ah oo ka kooban 10 xildhibaan, kuwaas oo la sheegay inay warbixin ka soo diyaarin doonaan talo dastuurka wax looga badelayo oo ay soo jeediyeen xildhibaanno ka tirsan isla golaha, iyo weliba in guddiga la qabtay uu warbixintiisa u soo gudbin doono guddoonka golaha si arrintaas loogu daro ajandayaasha baarlamaanka.

Bayaan noocaas oo kale ah oo ka soo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isna lagu shaa ciyay magacyada 10 senator kuwaas oo la sheegay in ay ka soo shaqeyn doonaan isku-dubbaridka wax ka ba delka muddo xileedka labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo madaxweynahaba.

Labada bayaan waxaa ku kala saxiixnaa guddoom iye kuxigeenka koobaad ee golaha shacabka ee baarl amaanka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Sa matar iyo dhiggeeda Aqalka Sare ee dalka Cali Shacb aan Ibraahim.

Sida ku cad bayaannadan Dorraad la shaaciyay, gud diyada la qabtay ayaa imanaya kaddib markii ku dhaw aad 100 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka iyo 15 senator oo ka tirsan Aqalka Sare ay bartamihii bishii tag tay golayaashooda u kala gudbiyeen soo jeedin aheyd in wax laga badelo dastuurka dalka, taas oo la sheegay in ujeedada ugu wayn ay tahay in muddo sanad ah ay ku darsadaan muddada ay xafiisyada joogayaan xubna ha baarlamaanka iyo madaxweynahaba.

Xildhibaannada labada gole ee soo gudbiyay talada wax looga badeliyo dastuurka ayaa doonaya inay wax ka badelaan dhowr qodob oo ka tirsan dastuurka KMG ah sida qodobka lixdanaad iyo kan kow iyo sagaashana ad, kuwaas oo dhigaya in muddo xileedka baarlamaan ka iyo madaxweynahaba ay yihiin 4 sanadood oo kaliya oo ka bilaabanaysa maalinta xilka loo dhaariyo.

Asxaab iyo shakhsiyaad ka horyimid talo soo jeedinta muddada lagu kororsanayoMadaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogg aamiyo ma daxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga soo horjeestay dedaal lada lagu doon ayo in wax looga baddelo dastuurka ee ay labada aqal ee baarlamaanka dalka ku doonayaan in ay ku darsad aan muddo xileedkooda iyo kan madax weynahaba.

Bayaankan oo soo baxay 19 bishii Febraayo ayaa la gu sheegay in ayaan darro wayn ay tahay in goloyaasha DFS ah iyo dowladaha xubnaha ka ah DF ay baal maraan qodobada ku qeex an dastuurkii lagu soo doortay ee awooda u siiyay inay bulshada hogamiyaan.

Bayaanka ayaa intaas ku daray in anaay suuragal aha yn in gole la doortay uu isugu isu kordhiyo mudada uu xafiiska joogayo, haddii ayse wax ka badela an qodo bada qeexaya muddo xileedka, taas dhaqangel in teeda waxa ay noqon doontaa muddo xiledka dambe.

Halkan ka akhriso bayaanka Xisbiga Himilo Qaran oo dhammaystiran:

Bayaan ka soo baxay xisbiga Himilo Qaran Baya anka ka soo baxay xisbiga Himilo Qaran – Bog ga Lab aad Dhanka kale ergayga gaarka ah ee arrimaha gur madka abaaraha ee madaxweynaha Soomaliya, xildhib aan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa si ku lul isna uga falceliyey bayaannada warqadaha ka soo baxay baarlamaanka Soomaaliya ee la doonayo in wax looga badelo dastuurka KMG ah ee dalka.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Xildhibaan Cabdiraxmaan ayaa ku eedeeyay guddoonka baarlamaanka inay ka shaqeynayaan muddo kororsi. Warqadaha ka soo baxay guddoonka labada aqal ee baarlamaanka ayaa lagu magacaabay laba guddi oo ka kooban min 10 xu bnoo, kuwaas oo kasoo tala bixin doona wax ka baddelka dastuurka.

Qoraal uu bartiisa Facebook-ga soo dhigay ayuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku sheegay in loo baahnaa in laga fakaro sidii looga bixi lahaa nidaamka doorashada dadban ee aan laga filayn inay muddo korarsi ka feker an guddoonka baarla maanku.

"Guddoonka Baarlamaanka waxaa laga sugayey inay soo gudbiyaan ajandayaal ku aaddan sidii doorashada dadban looga bixi lahaa, oo mid dadwaynaha cod ku leeyihiin lagu heli lahaa, dalkana looga hirgelin lahaa hannaankii xisbiyada,” ayuu ku yiri xildhibaan Cabdiraxmaan qoraalka uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga.

Waxaa uu sheegay inaan xilligan looga baahnayn guddoonka baarlamaanku in ka fekeraan muddo kororsi "iyaga oo weliba og mashaqadii iyo dhibkii muddo kororsi laga soo maray.”

Guddiga madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka oo la magacaabay Maalintii Khamii sta aheyd ayaa wasiirka caddaaladda iyo arrimaha das tuurka, Xasan Macalim Maxamuud, waxa uu magacaab ay guddi madax-bannaan oo ka kooban shan xubnood oo dib-u-eegi doona dastuurka Soomaaliya kana shaqe yn doona hirgelintiisa.

Guddigaas ayaa waxaa markiiba ansixiyay golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ee Soomaaliya iyadoo tallaabada xigtana ay tahay in la horgeeyo baarlamaanka federaalka si loo dhammeystiro habraaca dastuuriga ah ee magacabista guddigan, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha dastuurka.

Xubnaha la magacaabay ayaa kala ah:

1. Mohammed Hassan Idriss

2. Ahmed Mohamuud Jama




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip