HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 4-TA MAARSO 2023-KA-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxda Jubland kala hadlay Hawlgallada ka dhan ka ah Alshabaab.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soom aaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlin ayo Madaxweynaha Dowlad-gobo leedka Jubaland Md. Axamed Max amed Islaam ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Jubaand kaasi oo lagaga arr insaday dib u xorenta deegaanada ku jira gacanta Alshabaab .
Madaxweynaha oo Golaha Wasiirrada la wadaag ay qorsheya asha DFS ee dardar galinta wejiga 2aad ee howgalka dib u xor aynta dalka oo dhawaan ka bi llaabanaya deegaanada Jubaland iyo Koonfur-gal beed ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in waqti dhow uu bilaaban doono wejiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Alshabaab.
Kulankan waxaa ka qayb galay Madaxweyne ku xigeenka koowaad iyo Mada xweyne ku xigeenka lab aad ee dowlad-goboleedka Jubaland, xubno ka mid ah Golaha Wasiirada XFS iyo Mas’uuliyiin kale.
Guddoomiyaha golaha Shacabka XFS oo hoygiisa ku booqday madaxw eynihii hore ee dalka Cabdiqaasim Salaad Xasan
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Md. Sh. Aadan Maxamed Nuur (Ma doobe) ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Qaahira ku booqday madax weynahii hore ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdi Qaasim Salaad Xasan.
Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa Madaxweyne Cabdiqaasim uga warbi xiyay xaalada guud ee dalka, gaar ahaan ciribtirka kooxda Khawaariijta, isagoo sheeg ay in guulo badan la gaaray degaano badan na laga qabs aday argagixisada, dad aallada ay dowladu ugu jirto nabadeynta iyo hor umarinta dal ka iyo arrimaha dib u heshiisiinta qaranka gaar ahaan dib u heshiisiintii KGS oo uu gud doomiyaha gar wadeen ka ahaa Isla marka ana lagu guu leystay.
Dhanka kale Madaxweynihii hore ee JFS Md.Cab diqaasim Salaad Xasan ayaa boggaadiyay horumar ka iyo is bedelka dalka uu gaaray isagoo Alle uga bar yay inuu dalkeenna nabad ka dhigo, waxaana uu shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu baaqay in la muujiyo midnimo iyo wadajir.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday deegaan ka Malleeyleey oo hoosta ga degmada Jamaame
Madaxweynaha JS Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safar shaqo oo uu ku joogo dowlad-goboleedka Jubaland ayaa Dorraad booqday deeg aanka Malleeyleey oo hoostaga degmada Jamaame ee hobolka Jub ada hoose.
Madaxweynaha ayaa u kuur galay xaaladaha nololeed ee bul shada deegaanka isaga oo hal kaasi ka qayb galay muna asa bad qado sharaf ah oo lagu maamuusay wafdigiisa.
Dhanka kale madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehlinayo Madaxweynaha DGleedka Jubaland Md. Axmed Maxamed Islaam ayaa dhagax dhigay waddo laa mi ah oo isku xirta degmooyinka Kismaayo iyo Af-madoow ee G/ Jubada hoose taasi oo masaafo ahaan dhan 120 Kiilo mitir.
Madaxweynaha ayaa ka dalbaday ganacsatada, qurbajoogta iyo guud ahaan bulshada ree Jubaland in ay ka qayb qaataan dhismaha wadad aan oo kaa lin mug leh ka qaadandoonta fududeynta isku soco dka ganac siga iyo dadweynaha iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha D-goboleedka Jubal and.
Golaha Wasiirada oo go’aan culus kasoo saaray dilalka Bajaajleyda
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Dorraad shir koodii 7aadlaha ahaa ku ye eshay M/ Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee M/Muqdisho, gaar aha an dilalka Bajaajleyda oo maalmihii dambe aad u kor dhay. Shirkaan oo uu guddoomiyay R/wasaare Xamza Cab di Barre ayaa waxaa laga soo saaray go’aanno looga ho rtagayo dhibaatada ay la kulmaan darawalada Bajaajta.
Sidoo kale wuxuu goluhu faray saraakiisha laama ha ammaanka in ay qaadaan tallaabooyin deg-deg ah oo wax looga qabanayo dilalkaas, si loo xisaabta mo askarta ge ysaneysa.
Dilalka Bajaajleyda ayaa dhaliyay caro xoogan, kadib markii labadii maalmo od ee lasoo dhaafay si yaabo kala duwan dhowr darawal loogu dilay maga alada Muqdisho. Sidoo kale waxaa ka dhashay di bad-baxyo xoogan oo ay dhigeen Bajaajleyda, ayaga oo xirtay waddooyin muhiim ah oo ku yaalla caasim adda, si cabashadooda usoo bandhigaan.
Dhinaca kale Golaha Wasiirada ayaa kulankoodii Dorraad ku ansixiyay maga caabista Guddiga Mada xa Bannaan ee Dib U Eegista iyo Hirgelinta Dastuur ka KMG, kadib markiii la horgeeyay
Guddigan oo ka kooban illaa 5 xubnood ayaa wa xaa soo jeedisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arri maha Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya, ayada oo goluhu ansixiyay.
Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa Dorraad meel-mariyay Hindise Sharciyeed ka Daawada iyo Badq abka Cuntada.Waxaa kale oo ee goluhu meel mariy ay laba heshiis oo dowladda Soomaaliya ay la gaar tay Qatar, kuwaasi oo ku saabsan Is kaashi dhinacy ada warbaahinta, hiddaha iyo aqoonta.
Xasan Sheekh oo sheegay sida uu ka yeelayo arrinta Gedo markii uu tago
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max amuud oo salaadii Jimcaha ee Dorraad wax uga tuka day Masjidka Madaxtooyada Jubaland ee Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay qorshihiisa safarka uu ku joogo Jubbaland. Madax weyne Xasan Sheekh ayaa cadeeyey in ay ka go’antahay inuu xaliyo xiisadda ka dhaxeysa Kismaayo iyo Garbahaar ey, isagoo aad ula dardaarmay bul shada reer Jubbal and.
Madaxweynaha oo khudbadaan u jeediyay jamaa cada Masjidka ayaa ugu ba aqay hoggaanka dhaqan ka iyo siyaasiyiinta deegaanada Jubbaland inay door k ooda ka qaataan qorsheyaasha dib u heshiisiinta, dib u xoreynta iyo horumarinta deegaanada dowlad-goboleedka Jubbaland.
"Marka hore soo dhaweyntiina waan idinkaga ma had celineynaa reer Jubba land, walaalayaal waa la socotiin xaaladaha dalkeena ka jira, waxaa naga go’an in xaaladahaas aan wax ka bedelno, dadka re er Jubbaland waxaan kula dardaarmayaa inay is aqb alaan oo midooba an,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xaqiijiyey inuu tegayo gobolka Gedo, oo dadaal kasta uu ku bixi do ono xal u helidda tabashooyinka reer Gedo ay ka tir sanayaan maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe uu hogga amiyo.
" Is aqbala walaalayaal, kuma rabo waxay leeda hay kuma rabo, taasna looma baahna, waxaan diy aar u nahay in Jubbaland aan wax kasta la qabano, laakiin in howlaha ay madaxda Jubbaland qaba ka raan in aan faraha la galno diyaar uma nihin,” ayuu hadalkiisa ku sii daray madaxweyne Xasan Sheekh.
Madaxweynaha oo sii hadlaayey ayaa yiri, "Mashru uca gobolka Gedo waan xal ineynaa, waan tegaa Ge do, waxaan dhex fariisanaa dadka, tabashada ay qa baan waan dhageysanayaa, waxaana xalineynaa, og aada in aan heshiino waa muhiim walaalayaal reer Jubbalanow,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa habeenkii labaad ku hoyanaya magaalada Kismaayo, waxaana lagu wadaa in magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo uu uga sii gudbo, halkaas oo khilaaf maamul uu ka jiro mudo ku dhow 3sano
.Xigasho-caasimadda .net
Raysal wasaare Xamse oo sheegay in ciqaab adag la marsiindoono askarta gabood-falka ku haysa shacabka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Ba rre oo Dorraad shacab ka ku la tukaday salaaddii Jimcada Masaajidka Isbahays iga Islaamka ee magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay dilalkii ka dhacay Muqdi sho maalmihii la soo dhaafay.
R/Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay dow laddu gacanta ku hayso dadkii ku lugta lahaa dilalkii ka dhacay magaalada Muqdisho Caasimadda ee ay ku lug lahaayeen qaar ka mid ah askarta Dow ladda.
R/Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay in ciqaabta sharci ee ugu adag la marinayo askari kasta oo gabood-fal ku sameeya shacabka.
Wuxuu sheegay in xukuumaddiisu ay xoogga saa reyso ilaalinta anshaxa iyo ho wl-gudashada ciida mada qalabka Sida, isagoo sheegay in goobaha hubi nta dad weynaha laga mamnuucay askari isticmaal aya maandoo riyaha.Madaxda isticmaasha waddooy inka ay yaalaan baraha Kontoroolada, ayuu ugu ba aqay Ra'iisul Wasaaruhu in ay si habboon ula dhaq maan ciidamada.
Baarlamaanka Oo 7 Maalin Gudeheed Go’aan Uga Gaaraya Mudo Kororsiga Baarlamaanka Iyo Madaxweynaha
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddiga gaarka ah ee ka kooban Labada Aqal ee baarlama anka 11-aad oo loo xilsaar ay meelmarinta mudo koro rsiga baarlamaanka 11-aad iyo Madaxweynaha DFS uu yeeshay kulan xasaasi ahaa.
Sida wararku sheegayaan, kulanka oo dood adag laga yeeshay ayaa laga soo saaray go’aano dhowr ay oo ay kamid yihiin;
1- In baarlamaanka 7 maalin gudahood fadhi wad ajir ah ay ku horgee yaan in mudo xileedka Dawla dda laga dhigo 5 sano oo ka bilaabanaysa May-2022.
2- In Warbaahinta lahadalkeeda iyo doodaha ka dhasha kajawaabidooda loo da ayo Raysalwasaare kuxigeenkii hore Mahdi Max’ed Guuleed, oo isagu difaacaha noqon doona.
97 xildhibaan ayaa mooshinka kordhinta saxiixay, kaas oo lasoo bilaabay qoridiisa AUGUST-2022. Dh inaca kalena waxaa socda olole ay wadaan mudanay aal ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka iyo siyaa siyiin kale, kuwaasoo doona ya iney is-hortaag ku sa meeyaan talaabadan.
baarlamaanka oo 7 maalin gudeheed go'aan uga gaaraya mudo korors iga baarla maanka iyo mada xweynahabaarlamaanka oo 7 maalin gudeh eed go' aan uga gaaraya mudo kororsiga baarlamaanka iyo madaxw eynaha
Wasiirka gaashaandhigga oo kormeer ku tagay deegaanka Janaay Cabdalle ee gobolka jubada hoose
Wasiirka gaashaandhigga dowladda FS Md.C/dir Maxa med Nuur oo uu wehl iyo taliy aha ciidanka xoo gga dalka Jen. Odawaa Yuu suf Raage ayaa Dorraad kor meer ugu tagay ciidanka ku sugan deegaanka Janaay Ca bdalle ee G/Jubada hoose, kaas oo dhawaan laga saaray kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab.
Wasiirka ayaa ciidanka u jeediyey hadal dardaa ran iyo dhiirri galin ah, kaas oo ku aaddan in hawlgal xooggan oo ka dhan ah Khawaarijta uu ka bilaaban ayo deegaanada Jubbaland oo dhan, loo gana ba ahanyahay ciidanka qaybihiisa kala duwan inay si dhammaystiran ugu diy aar garoobaan. Deegaanka Janaay Cabdalle ayaa Khawaarijta u ahaa marin mu hiim ah oo ay isaga gudbaan, ayna ka soo galaan dhaqaale baad ah oo ay shacabka ka qaadi jireen.
Guddiga Gobolka Banaadir Ee Dhacdadii Siinaay Oo Soo Gaba-Gabeeyay Wajiga 1aad Ee Baaritaanadooda
Guddiga loo xilsaaray dhacdadii 27-kii bishii hore ka dhacday Isgoyska Siin aay ee M/Muqdisho ayaa Dorraad soo saaray xogta baaritaanadooda oo wajigii 1aad ay soo dhamaatay. Dhacdadaasi ayaa eheyd dagaal bar kontrol ku dhex martay ciidan uu watay gudoomiyaha degmada Yaaqshid iyo askarta NISA ee ilaalada ka heysay kontrolkaasi, waxaana dagaalkaasi khasaaraha ugu badan uu soo gaaray dadka shacabka ah ee halkaasi ku sugnaa.
Guddigan oo ka kooban todobo xubnood oo kala ah gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo lix gudoomiye degmo ayaa Dorraad tagay Isbitaalka Digfeer oo ay ku jiraan dhaawacyada dadkii iska-horimaadkii Siinaay ku dhaawacmay iyo meydad ka qaar oo aan wali la’aasin.
Waxa ay la fariistaan ehelka dhibanayaasha, iyagoo ku qan ciyay iney aastaan meydadka Firinjeerka ku jira, iyadoo dhaa wacyadana ay dabiibkooda kaf aala qaadeen maamulka gobol ka Banaadir.
Sida xogta guddigan soo saareen lagu cadeeyay waxaa dagaalkaasi ku geer iyooday 8 ruux oo shan kamid ah ay yihiin shacab, waxaana loo xiray 14 askari oo isugu jira kuwa barta kontrol joogay iyo kuwo la socday gudoomiyaha degm ada Yaaqshid ee dagaalka qeybta ka ahaa, waxaana kiiskooda loo gudbiyay hay’ adaha garsoorka.
Dhinaca bur burka hantiyadeed, waxaa guud ahaan halkaasi ka dhashay
Khasaaro gaarayo gubashada mooto bajaaj, gawaa rida yar yar ee qaada ade egyada, waxaa sidoo kale ay wax gaareen gaarigii
Gudoomiyaha degmadaYaqshid, midka Gudoomi ye ku xigeenka arrimaha bul shada degmada yaaqsh iid iyo mooto bajaj kale.
guddiga gobolka banaadir ee dhacdadii siinaay oo soo gaba-gabeeyay wajiga koowaad ee baaritaan adoodaguddiga gobolka banaadir ee dhacdadii si inaay oo soo gaba-gabeeyay wajiga koowaad ee ba aritaanadoodaguddiga gobolka banaa dir ee dhac dadii siinaay oo soo gaba-gabeeyay wajiga koowaad ee baaritaanado odaguddiga gobolka banaadir ee dhacdadii siinaay oo soo gaba-gabeeyay wajiga koowaad ee baaritaanadooda
Nin loo haysto dilka darawal mooto bajaaj oo lagu soo bandhigay Muqdisho
Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan dilka dar awal mooto bajaaj, oo gelinkii dambe ee Arbacadii Dorraad lagu dil y Degmada Shangaani, gaar ahaan meel ku dhow Isgoyska Jubba.
Saraakiisha Booliska ayaa Habeen hore Cabdiris aaq Nuur Qanjeey ku soo bandhigay Isgoy ska Jubba, ka dib markii Booliska Gobolka Banaadir oo kaasha naya kuwa Hirshabelle ay ninkaasi ka soo qabteen Gobolka Sha bellaha Dhexe.
War Habeen hore ka soo baxay Taliska Qaybta Booliska Gobolka Banaadir oo lagu she gay in ninkaasi uu ahaa askari dowladeed ayay dib Saraakiishu ka she egeen ina anu askarta ka tirsanayn, balse uu ahaa qof shacab ah oo hubeysan. Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Dhamme Sadiiq Aadan Cali (Doo disho) oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in 24 saac gudahood iskaashi ay sameeyeen Booliska Gobolka Banaadir iyo kan Hirshabelle lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo ninkan, oo loo haysto dilka marxuum Daahir Ibraahim Abshir.
Afhayeenka ayaa sheegay in eedeysanaha iyo marxuumka ay ahaayeen laba nin oo saaxiibo ah, isagoona meesha ka saaray in eedeysanuhu ahaa askari ka tirsan Ciidamada Dowladda.
"Nin ciidan u yaal oo askari u yaal ah ayuu ahaa eedeysanaha hadda garabkayga taagan, oo dilay dhibanahaas ee marxuumka ah.” Ayuu yiri Afhaye enku.
Afhayeenka ayaa intaasi ku daray in eedeysane kasta oo fal dembiyeed gala aanu ku baxsan doonin dalka gudahiis, isla-markaana ay wada shaqayn ka dhax eyso Ciidamada Booliska dalka oo dhan.
Doodisho ayaa sheegay in eedeysanaha la horgayn doono sharciga, caddaala nadana la waafajin doono.
Taliska Booliska Somalia oo kulan deg deg ah ka yeeshay dilalka ka dhacaya Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyee, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Kulan Dag Dag ah iskugu Yeeray shirka Qamiis la ah ee Hoggaamada iyo Fadhiyada madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Kulankaasi dag dag ah ayaa ujeedk iisu aheyd sidii wax looga qaban lahaa Xaaladaha amni-daro ee Ku soo Korar tay Caasimada iyo sidii wax looga Badali lahaa Hanaanka shaqo ee Ciidanka ee ku sugan Caasimada. Taliya ayaa Sheegay in uu Magacabayo Gudi ka shaqeyn ayo Kormeerida Baraha hubinta gaadiidka, kuwaasi oo wacyi galin Buuxda sam eeynayo ciidamadaasi maadama loobahanyahay in wax lagabadalo Habdha qanka Ciidamada. Ugu danbeyn, Taliyaha ayaa ku amray taliyeyaasha xasilinayo Caasimada iyadoo laga Dulayo Cabashooyinka Shacabka Soomaaliyeed, iskulana xisaabtamayo dhacdooyinka soo laa laabtay
Hanti -Dhowraha Guud Ee Qaranka Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Maaliyadda
Hanti-Dhowraha cusub ee Qaranka Avv. Axmed Ciise Guutaale ayaa Dorraad kulan kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda, Wasiirka Maaliyadda Xuk uumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.
Kulanka Hanti-dhowraha Guud iyo Wasiirka Maaliya dda ayaa looga hadlay arrimaha mudnaanta u leh ha wlaha baarista ee uu masuulka ka yahay Xafiiska Han ti-dhowrka Guud iyo horumarinta hannaanka baarista Hanti-dhowrka Guud kaas oo qeyb ka ah hannaanka dib-u-habeynta dhaqaalaha Dalka.
Kulanka ay yeesheen Hanti-dhowraha Guud iyo Wasiirka Maaliyadda ayaa sidoo kale diirada lagu saaray sidii loo xoojin lahaa nidaamka wadashaqeynta ee ka dhexeeyaXafiiska Hanti-dhowrka Guud iyo Wasaaradda Maaliyadda iyo hor umarinta nidaamyada muhiimka ah dib-u-habaynta hannaanka Maaliyadda Dalka.
"Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka waxa ka go’an in uu si dhaw u la shaqayo dhammaan Hey’adda muhiimka ah ee Dowladda si loo xoojiyo daah-furnaanta iyo isla xisaabtanka” ayuu yiri Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka
Bajaajleyda, Booliska iyo Maamulka G/Banaadir oo ka heshiiyey 3 caqabadood
Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda ee maamulka gob olka Banaadir Maxamed Diiriye Yabooh iyo Taliyaha qeybta guud ee booliska go bolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa Dorraad qaabilay dhalinyaro guddi ah oo wadayaasha Mooto Bajaaj-ta ay iska soo dhex-xuleen.
Guddigaan oo ka koobnaa ku dhawaad 10 dhalin yaro ah ayaa wakiil ka ahaa Bajaaj-leyda reer Muqdi sho, waxaana kulankii ay la yeesheen masuuliyii ntaan u xilsaaran amniga Muqdisho looga hadlay sed dax qodob oo kala ah:
1-Banaan-bixii ay iclaamiyeen Bajaajleyda Muqdisho.
2-Dilalka ay ciidamada dowladdu u geystaan wadayaasha mooto Bajaaj-ta ee sida joogtada ah Muqdisho uga dhaca.
3-Iyo Bandowga saaran socodka Mooto Bajaaj-ta markii la gaaro saqda dhexe ee habeenkii.
Kulankaan kadib guddiga iyo masuuliyiinta ayaa qabtay shir jaraa’id, waxayna warbaahinta u shee heen in xal laga gaaray 3-daas qodob ee diiradda lagu saaray shirkii ay isugu yimaadeen Dorraad oo Jimco ah.
Ugu horeyn dhinacyada ayaa isku raacay in la joojiyo banaanbixii ay iclaamiyeen inuu berri oo Sabti ah Muqdisho ka dhacay dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaaj-ta.
Sidoo kale waxaa la isku raacay in la joojiyo oo ciidanka lagu khasbo in aysan gey san dilalka darawalada Mooto Bajaajta, isla markaana deg deg maxkamad loo hor geeyo askarigii dil geysta.
Ugu dambeyntiina qodobka 3-aad ee heshiiska looga gaaray kulankii Dorraad ayaa ahaa Bandowga saaran socodka mooto Bajaaj-ta, markii la gaaro saqda dhexe ee habeenkii, waxaana lagu daray mudo hal saac ah.
Mootooyinka magaalada Muqdisho ka shaqeeya ayaa xarooda habeen kasta 12:00 ee saqda dhexe, balse hadda waxaa loo ogolaaday inay gaari karaan 1:00 habeenimo.
Qaar ka mid ah wadayaasha mooto Bajaaj-ta ayaa la hadlay warbaahinta wa xayna xaqiijiyeen in xal hordhac ah laga gaaray tabashooyinkii ah qab een, sidoo kale guddoomiye Yabooh ayaa isna shee gay inay is fahmeen maamulka gobolka Banaadir iyo Bajaajleyda Muqdisho.
Sidoo kale Guddigii u hadlay Bajaajleyda waxay sheegeen in markii la gaaro bisha Ramadaan laga balan qaaday in loo fasixi doono inay toos u shaq eystaan 24-ka saac, iyadoo inta ka horeysana laga sii shaqeyn doono sidii ay taasi u su urta-geli laheyd.
Khasaare ka dhashay hoobiyaal ku dhacay Xaafado ku yaala Muqdisho
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya hoobiyaal Dorraad ku soo dhacay qaar ka mid ah aafadaha ku yaala Magaalada muqdisho.
Hoobiyaasha ayaa ku soo dhacay xaafado ku yaala degmooyinka Bo ondh eere iyo shibis ee gobo lka Banaadir wax ana ay sababeen khasa are isgugu jira dhima sho iyo dhaawac
Guri ku yaala Nawa axyiga xarunta degmada shibis ayaa hoobiye ku dhacay waxaa ku dhinta hal ruux in in ka badn 10 kalena waa ay ku dhaawacme en sida ay sheegeegeen Joobjoogayaal ku sugan degmada Shibis ‘waxaana Dadkii ku dhaawacmay loo qaaday xarumaha caafimaad ee k u yaala Mag aalada muqdisho.
Magaalada muqdisho ayaa waxaa ku soo kordh ay maalmaahan falal Amni daro iyo dilalay Askarta dawlada u geysato wadayaasha mooto Bajaajta
Aadan Madoobe oo booqday qalcadda taariikhiga ee Salahuddin al-Ayub
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka iyo wafdi uu ho ggaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa Dorraad booqday qalcadda taariikhiga ee Salahuddin al-Ayub, xilli ay Salaadda Jimcaha ku tukadeen Masjidka Muhammad Ali ee Magaalada Qaahira.
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Gol aha Shacabka ayaa lagu sheegay in wafdiga Gudoo miyuhu ay warbixin ka dhageysteen Imaamka Masji dkaasi.
" Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa warbxin ka dhageystay Imaamka Masjidka Muhammad Ali, waxaana uu warbixin guud ka siiyay taariikhda Masjidka iyo mar xaladihii kala duwanaa uu soo maray, isagoo sheegay in Masaajidka uu ka mid yahay goobaha muhiimka u ah Islaamka, waxaana maalin kasta soo booqda dal xiiseyaal aad u badan oo ka kala yimaada adduunka.” Ayaa lagu yiri qoraalka.
Masjidkan oo sidoo kale loo yaqaano (Alabaster) ayaa ka barbar dhisan qalc adda Salahuddin al-Ayub. Dalxiiseyaasha ayaana Masjidkan u yimaada, si ay sawirran xusuus ah ugu galaan Masaajidka iyo qalcadaasiba.
Salahuddin al-Ayub waxa uu ahaa hoggaamiye Islaami ah oo ku caanbaxay dagaaladii uu la galay gaalada, dibna uga soo celiyay dhulkii ay ka qabsadeen Shaam, waana hoggaamiyihii burburiyay Dowladdii Faadumiyiinta ee ka arriminey say dalka Masar, waxaana uu aasaasay Dowladdii Ayuubiyiinta ee mar ka taliney say Shaam, Xijaas, Yemen, Masar iyo qaybo ka mid ah Magrib oo Dorraad loo yaqaano waqooyiga Afrika, oo dalal dhowr ahi ay dhacaan.
Dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya oo ciidamo cusub u soo diraya Somaliya
Dalalkan ayaa la sheegay inay ciidamo cusub u soo dirayaan Somaliya, si ay Ciidamada Dowladda uga taageeraan wejiga labaad ee gulufka ka dhanka ah maleeshiyada Al Shabaab.
Wejiga labaad ee hawlgalka dib-u-xoreynta dalka ayaa la filayaa in ciidamadu ay ka bilaabaan deegaanada Koonfur Galb eed iyo Jubbaland.
La taliyaha Amniga Qaranka, Xuseen Sh.Cali ayaa she egay in ciida mada ay dalalka saf ka hore u soo dirayaan dal ka aanay qayb ka noqon doonin ciidamadii horey uga joogay, ee ka tirsan Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS.
Isagoo la hadlayay VOA ayuu sheegay in ciidamadan ay muddo sideed toddo baad gudahood ah ku imaan doonaan dalka, si ay uga barbar dagaalamaan kuwa qaranka. Waxa uu sheegay in doorka ciidamadan uu noqon doono in ay la haw lgalaan Ciidamada Qalabka Sida, ee dagaalka kula jira Shabaabka hubeysan ee dalka ka dagaalama.
"Waxay la dagaalami doonaan Al Shabaab, ayagoo garab taagan Ciidamada Soomaaliyeed, qorshuhu waa sidaas.” Ayuu yiri Xuseen Sheekh Cali.
Xuseen Sheekh Cali ayaan sheegin tirada rasmiga ah ee ciidamada ka imaanaya dalalkaasi.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 1-dii bishii February guddoomiy ay shir ay hoggaamiyeyaasha dalalka safka hore ku yeesheen Magaalada Muqdi sho, kaas oo looga arrinsaday, sidii loo mideyn lahaa hawlgalada lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada, iyadoo madaxdu ay fallanqeeyeen hannaanka fulinta qo rshaha Muqdisho ee ka soo baxay shirkii 31-kii bishii January ay Caasimadda Muqdisho ku yeesheen Taliyeyaasha Ciidamada Militariga Somaliya, Kenya, Ito obiya iyo Jabuuti.
Shirkan oo ay ka qaybgaleen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaac iil Cumar Geelle, Madaxweynaha J/Kenya, William Ruto iyo R/Wasaaraha Itoobi ya, Abiy Ahmed ayaa laga soo saaray warmurtiyeed dhowr iyo toban qodob ka kooban.
Wasiirka Warfaafinta Somaliya, Daa’uud Aweys Jaamac oo xilligaasi Warbaah inta Qaranka u akhriyay nuxurka warmurtiyeedka ka soo baxay shirkaasi ayaa yiri "Qodobada ugu muhiimsan waxay tahay in ay isku raaceen wadamadani muhiim adda ay leedahay in si gaar ah loo xushmeeyo midnimada dhuleed iyo madax bannaanida Somaliya, isla-markaana ay xorriyadda Somaliya tahay mid lama taa btaan ah, oo dalalka deriska mar walba ay u taagan yihiin in ay xushmeeyaan. Waxaa si aad ah loogu ammaanay dowladda iyo shacabka JFS dadaalkii iyo sid a ay u muujiyeen in ay ka go’an tahay inay dalka ka xoreeyaan Khawaarijta Al Shabaab.
Waxa kaloo la isla gartay in loo baahan yahay in taageero hiil iyo hoo-ba lala garab istaago Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya iyo Ciidamadeeda Qaranka howshan ay ku jiraan, ee ah dib-u-xoreynta ama in wadanka laga sifeeyo Khawa arijta dhibaatada ku noqday amniga gudaha Somaliya, khatarna ku ah amniga dalalka gobolka iyo caalamka intiisa kaleba.
Waxaa la isku raacay oo ay soo dhaweeyeen madaxdii ka qaybgashay shirkan dadaalada dhinaca siyaasadda ee DFS ay waddo, gaar ahaan kulamada G/W/Qaranka oo Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah ay kaga hadlayaan ajandaha iyo in meel la iskugu wada keeno dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabaab.”
Villa Somalia ayuu qorshaheedu yahay in sanadkan ay ka takhalusto maleeshiya da Al Shabaab, ka dib in ka badan shan iyo toban sano oo ay dalka ka dagaal amayeen.
Howlgal ka dhacay gobolka Jubbada hoose oo lagu dilay horjooge ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab oo ay wehliyaan ciidanka darwaashiita maamul goboleedka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Turdho iyo deegaannada ku xeeran wabiga jink iisa ee gobolka Jubbada hoose ku dilay tiro maleyshiyaad ka tirsan Khawaarijta.
Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandoos ka Danab Carab dheeg Axmed ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in 13 ka mid ah Khawaarijta oo uu ku jiro horjooge lagu magacaabo Aruuriyow Maxamed Cumar oo magaciisa Afgarashada yahay Axmed Sahal oo lagu dilay howlgalkaan.
Xiisad ka dhex taagean Soomaalida ieyo shirkadda Amazon
Soomaali fara badan oo ka shaqeeya xarun ay leedahay shirkadda weyn ee Amazon oo ku taalla degmada Shakopee ee gobolka Minnesota ayaa kahor yimid go’aan ay shirkaddu ku xireyso xaruntaasi.
Maamulka shirkadda ayaa sheegay in uusan diidaneen shaqada ay u hayaan dadka Soomaalida ah, balse loo wareejinayo xarun kale, taasi oo ay diideen qaar ka mid ah howl-wadeennada ka shaqeeya.
Soomaalida ayaa waxay sheegeen in go’aankan uu yahay mid ay shirkaddu uga aargoosanayso shaqaalaha Soomaalida u badan ee Amazon, oo iyagu hore u dalbaday xuquuq badan.
Qaar kamid ah shaqaalaha diidan in xarun kale ay u wareejiso shirkadda ayaa dood ka dhigtay laba arrin oo kala ah; in ay yihiin dad ku cusub Mareykanka oo aanay heli karin shaqooyin kale iyo howl-wadeennada qaar oo ka fogaanaya deegaankooda.
Shaqaalahan ayaa waxay dhigeen banaanbax cabasho ah oo ay uga soo horjeedaan tallaabadan ay qaaday shirkada, iyaga oo sheegay in sababta loo xiray xarunta ay ka shaqeeyaan tahay hab la doonayo in iyaga shaqada looga eryo.
Amazon ayaa dhankeeda ku dooday in xafiiska degmada Shakopee ee gobolka Minnesota la xirayo, go’aankaasina aanay ka dhigneen in shaqada laga saarayo shaqaalaha badan ee xafiiskaas laakiin loo wareejinayo xarun kale.
Soomaalida ka shaqeysa shirkada Amazon ayaa hore u dhigay banaanbaxyo ay kaga cabanayaan sida ay ula dhaqanto shaqaalaha Soomaalida ah, hase yeeshe go’aankan cusub ayaa lagu macneeyay aargoosi ka dhan ah shaqaalaha, oo iyagu hore u dalbaday xuquuq badan
TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYOEHELKA UU KA GEERIYO ODAY WARIIYE C/QAADIR MAXAMED CALASOOW {CALSA} 2-3/2023-KAKU GEERIYOOTAY MAGAALADA MUWDISHO
Maamulka Wargeyska Mogadishu Times Daily Newspaper & Bahda Saxaafad da Soomaaliyeed Qeybaheeda Kala Duwan & Asxaabta kale oo kala ah sidan :- Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.Jimmy} Yuusuf Cismaaciil Axmed {Carrabeey} Maxmaxuud Axad Xasan {Xuurshe},Raxmo Max amed Maxamuud {Lajecl}, Naasir Cali Cumar {AlImra}, Muuse Maxamed Cismaan {M/Kiimi ko}, Faarax Cumar Nuur, C/laahi Xasan Axmed {Sheekhaaloow,} Xasan Cali Geeseey,C/laahi Maxamed Cumar {Mcjis},Prof
Yexye Sh.Caamir,Madiino Axmed Jimcaale, Cismaan Xuseen Axmed {Waryeel}, Maxamed Maxamuud Nuu reey {Jimcaale} Qadro Nuurto Cali Cumar {Nuureyso}, Maxamed Xasan Xuseen {Annaa leh},Janiib Cali Cu mar {Chuvachanko}, Aadan Macallin C/hi {Aad aamo}, C/hi.M.Salaad {Dalle},Aweys Foodeey Nuur , C/fitaax Maxamed Salaad {Diyeeshe}, Nuur Maxamed Cali {N.Qamadi}, Macaallin X asan.,Cabdi Aadan Guuleed, Maxamed Ibraahin Bakistaan, Yaaquub C/hi Guure. C/dir C/lle Nuur {Qalbi Dahab}, Xuseen Cabdi Calasow, Qaasin C/lle Nee ro,Cali Muxuddiin Cali, Maxamed Cali Maxamuud {Madka}, Abuukar Muxuddin Isow {Xasharo}, Shaafici Muxddiin Islow, Cismaanciil.C.Madoobe, Falastiin Axmed Xa aji, Farxiyo Cali Qaajo, Malyun Sh.Xeydar, Aamino Ladan Axmed, Leyla Cadceed Cismaan,Khadiijo Cabdi Maxmed, Yuusuf Cali Cabdi,Maxamuud Xasan Cumar {Adduunyo} ,Amiin Yuusuf Qasaaro, Axmed Maxam uud Dhicisoow, C/hi Maxa med Xasan Black,Cali Maxamed Cismaan {A/Ameriko} Barre Sh.C/hi {Bangaala-deesh}, C/qaadir Cadulle Abikar,{Baaanga},Xaashi C/lle Abirka {Ayatullaahi}, C/ raxma an Muxuuddiin Cali ,Mukhtaar Nuur {Lovy} C/rashiid Cabduule Abiikar {Dayl, C/raxmaan Axmed Absuge, Burhaan Diini Faarax ,Kiin Cumar Makaaraan, Abuukar SKY, Maxmed Cali Suldaan, Shariif Macallin Maxamuud, C/qaadir Max amuud Walaayo, Xasan Baydhabo, Xasan Maxamuud Axmed Xasan {Fanax}, Safiyo Cali Sheekh, Shukri Axmed Leyte {Shiimaa}, Cumar Diini Geeddi, Cali Diini Geeddi, Bile Gurxan,Cilmi Nuurre Wehliye, Maryan Cali Dhiblaawe ,Nuurad iin Macaliin Mukhtaar {Diimow},C/hi Calas Jimcale,Maxamed Shiil Xasan {Shiil} C/ Wahaab Nuur Mahdi,& Qadro C/Laahi Cali, Farciyo C/casiis Cali, Xasan Carra ale,dadkaan oo isugu jiro saxafiyiin iyo ehel ba Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dir ayaan:- Qoyska uu ka Geeriyoooday Wariiye C/qadir Maxamed Calasoow {Calas} oo taariikhdu ahyed 2-da Febaraayo 2023-ka Ku Geeriyooday M/Muqdisho , Wa xayna Alle ugu baryayaan inuu Jannada Fardowzo ugu Bishaareeyo Marxuumka Ehelka & Qaraabada uuka Baxayan Samir Iyo Iimaan Saadaq Ah Ka Siiyo Aamiin Aamiina Aamiin.{INNAALILLAAHI WA INNAA ILAAHIRAAJUCUUN}.
Somaliland oo caalamka ku wargelisay qorshe xasaasi ah ‘oo laga damacsan yahay’
Xukuumadda Somaliland oo markale ka had ashay dagaalka ka socda M/ Laa scaanood ee go bolka Sool, ayaa waxay sheegtay in maamulka Punt land uu qor sheynayo weerar ka dhan ah ciidamada Somaliland. War-saxaafadeed kasoo ba xay wasaaradda gaashaandhiga Som aliland, oo loo diray bee sha caala mka, ayaa waxa lagu sheegay in maamulkooda uu helay xog ku saabsan in ciidamada gaarka ah ee Puntland ay duulaan kusoo yihiin ciida madooda ku sugan deegaanada iyo degmooyinka gobolka Sool.
"Xukuumadda Somaliland gaar ahaan wasaarada gaashaan dhigu waxay rabtaa in ay ku wargaliso be esha caalamka, dowladaha gobolka iyo Q/Midoobay, in xogo sirdoon oo lagu kalsoon yahay oo aanu he lnay ay muujinay aan in ciidamada Puntland ee PSF iyo PMPF ay qorshaynayaan in ay soo weerar aan cii danka qaranka maalamaha soo socda,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo bax ay wasaaradda gaashaandhi ga oo ku qorna luuqada Ingiriiska.
War-saxaafadeedkan ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in Somaliland mar kii ay xogtan sirdoon ay heshay si dhab ah u qaadatay khatartaas, islamark aana ay qaaday tallaabooyinka lagama maarmaanka ah ee lagu ilaalinayo dadka iyo deegaanada Somal iland.
"Maamulka Puntland ee Soomaaliya waxa uu do ortay in uu cadaawad intaas le’eg ka qaado Somali land. Waxaan rabnaa in aan cadeyno, si kastaba ha ahaat ee, in aynaan ka laba labayn doonin ama isu dhiibin gardarro kasta. Nafteena iyo dadkeenaba wa anu difaaci doonaa dhamaanteen.”
Somaliland ayaa waxa kale oo ay sheegtay haddii uu weerar dhaco in masuuliy adeed qaadan doonaan maamulka Puntland, iyaga oo u jeediyay beesha caa lamka tallaabo ka dhan ah arrintaasi.
"Waxaan u soo jeedinaynaa beesha caalamka iyo QM inay arrintaas camba areeyaan gardaro aan cud ur daar lahayn, laguna taageerayo xaqa ay Somalil and u leedahay difaaca. Haddii weerar dhaco wax aa masuuliyadeeda qaadi doona maamulka Pun tland, lagulana xisaabtamayo falalkooda.”
Xukuumadda Somaliland ayaa markale ku celisay in waxba iska bedelin go ’aankeedii kal hore ee xa bad-joojinta iyo in xiisadda ka taagan Laascaanood lagu xaliyo miisak wada-hadalka.
"Somaliland waxa ay weli ku taagan tahay nabad ku wada-noolaashaha iyo wa da-shaqeynta dhama an jaarkayaga, laakiin kama waaban doono inaan dif aacno muwaadiniintayada, dhul, iyo madax bannaani marka loo baahdo.”
WAARE: SOMALILAND WAXAY KU KACDAY XAD-GUDUB KA WEYN KII AY KA TIRSANEYSAY DOEWLADDII MILITARIGa
Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, kaasi oo u dhax eeya ciid amada Somaliland iyo kuwa deegaanka SSC.
Waare ayaa musiibo ku tilmaamay in duqeyn xo oggan lagu garaaco magaalada Laascaanood, iyada oo la heli karo xal aan dagaal iyo madaafiic aheyn oo labada dhinac isku fahmi karaan.
Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle ay aa waxa uu xukuumadda Somaliland iyo madaxw eyne Muuse Biixi ku eedeeyay in uu Laascaanood ka gey stay xad-gudub ka weyn kan ay ka tir saneysay dowladda mil lateriga aheyd, kaasi oo ay qiil uga dhig ato qadiyadeeda go oni isu-taagga.
"Wixii dhibaato dhacay oo dad la qarxiyay, gaajo loo dilay in Dorraad dagaal sii socda waa musiibo, ba ni aadanku ilko iyo carab ayaa isku dhaw way is qanii naan balse waxaa lagu kala hormaray sidee khilaaf loo xaliyaa,” ayuu yiri.
Xukuumadda Somaliland iyo Muuse Biixi ayuu u soo jeediyay in ay raadiyaan xal aan xabad ahayn, haddii uu ku adkeystana uu ka dhaxlayo dhibaatoo yin daba soconaya adduun iyo aakhiro.
"Dadka marka la leeyahay waa indheer-garad waxaa u muuqda waxa soo socda, in colaad xal la moodo waa nasiib darro, haddii caqliga saliimka ah la odd oroso meesha ay wax ku dhammaanayaan waxaa muuqda raad aan wana agsaneen.”
Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo colaadda, islamarkaana ay labada dhinac ee isku haya Laascaanood ay miiska wada-hadalka ku xaliyaan xiisadda taagan.
"Waa nasiib darro in colaad xal la moodo innaga oo og wixii lasoo maray,” ayuu yiri Waare.
Xaaladda Laascaanood ayaa weli cakiran, ayada oo dagaalka uu socda muddo ku dhaw bil, waxaana isa soo taraya baaqyada maxaliga iyo caalamiga ah ee loo dirayo Somaliland iyo dadka deegaanka, si loo qaboojiyo xiisadda ka taagan mag aalada Laascaa nood.
Hormuud Salaam Foundation oo abaalmarin gud doonsiiyay Macalimiin ku guuleystay tartan Qura an akhris
Munaasabad ay si heer sare ah u soo agaasintay Muasasada Maahir, laguna qabtay hoolka Beerta Daaru Salaam ee magaalada Muqdisho ay aa waxaa aba almarino kala duwan lagu gudoonsiiyey macalimiintii kaaa lmaha hore ka galay tartanka Quraanka macal imiinta oo ay ka qeyb qal een in kabadan 150 mac alin oo ka kala yimid guud ahaan gobolalada dal ka.
Munaasabadan oo ay sanadkii lixaad oo xiriir ah taaba galineayso hay’ada Horm uud Salaam Foundation ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida macalimiin, culumaa’ udiin ganacsato iyo qaariga weyn ee reer Ma sar Xasan Saalax, waxaana Kaalinta 1-aad galay Maca lin Sayid Cali Maxamed Nuur oo lagu abaalmarey $5,000 (shan kun oo doolar) iyo shaha ado Sharaf.
Gudoimiyaha Muasasada Ma ahir, Sh Cabdalla Caadle oo ugu horeyn ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in tartanka loogu talagalay in lagu dhiira galiyo macalimiinta Quraanka Kariimka.
Sheekh Axmed Sulub oo ku hadlayay Magaca Macalimiinta ayaa sheegay in Mu’asasada ay ku tilaa bsatay guulo waaweyn maadaama ay meel isugu keentay macalimiinta oo ay tartansiisay isaga oo ka ga mahad celiyay Hay’da HSF oo taa ba galintiisa su uro galisey.
Ganacsade Sheekh Axmed Nuur Cali Jimcaale oo ka mid ahaa marti shara fta ka soo qeyb gashah ay munaasabada oo meesha ka hadlay ayaa ka she eke eyay heerarkii kala duwanaa ee lagasoo maray barashada quraanka kariimka isaga oo sheegay in lasoo maray xili aan la tixgalin jirin dadka barta qura anka kar iimka iyo culuumta diinta.
Gudoomiyaha Hay’adda HSF, Cabdullaahi Nuur Cismaan oo ugu dambayntii ka hadlay marxaladihii uu soo maray qabashada tartankan ayaa tibaaxay in ay ka go’antahay is garabtaaga macalimiinta Quraan ka iyo dhiirigelintooda.
Hormuud Telecom Oo Ka Qeybgashay Shirweyna ha Mobile World Congress Oo Lagu Qabtay Magaalada Barcelona
Waxaa Dorraad M/Barcelona ee dalka Spain lagu soo gunaanaday shirwey naha Mobile World Congr ess (MCW2023). Shirkan oo uu sanad kasta soo ag aasimo Ururka Isgaarsiinta Moobeellada Adduunka ee GSMA ayaa ah bandhigga ugu weyn ee ay ku ku lmaan shirkadaha isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda dunida ee isku xira bulshooyinka caalamka,ee ay uga doodaan mustaqbalka isgaarsiineed iyo tiknoolaj iyadeed ee dunida.
Madashan ayaa sanad kasta lagu falanqeeyaa hal-abuurkiii iyo farsamooyinkii is gaarsiineed ee ugu dambeeyay, waxa ayna shirkaduhu si hordhac ah ugu soo bandhigaan qalabyada casiga ah ee ay qorsheynayaan in ay sanadkan u iibgeey aan suuqyada caalamka.
Xarunta Fira Barcelona ee magaalada Barcelona ayaa martigelisay dad ku dhow 120,000 oo ka kala yimid 220 dal ka badan iyo shirkado gaaraya 2,000 ay aa sanadkan ka soo qeybgalay shirkan oo socday 4 maalmood.
Hormuud Telecom oo ah shirkadda isgaarsiineed ee ugu weyn Soomaaliya ay aa ka mid ahayd shirkadihii lagu casuumay shirkan, oo kulmiyay shirk adaha jihe eya mustaqbalka isgaarsiinta iyo tiknoolaji yadda caalamka, si da Google, Microsoft, Huawei, Samsu ng, Nokia, Xiaomi, Cisco, Asus, Siemens, So ny, Dell, Lenovo, IBM, HP, LG, OPPO, Qual comm, Meta, Eric sson, TATA, AT&T, British Telecom, SK Tel ecom, Telenor, Verizon, T-Mobile, Orange, iyo Vodafone.
Wafdi ka socdo Hormuud Telecom oo uu hoggaa min ayo Guddoomiyaha Shirkad da, Axmed Maxa med Yuusuf ayaa shirka kula kul may madaxda GS MA, waxa ay na sidoo kale kulamo la yeesheen shi rkadaha Mic rosoft, Nokia, Samsung, Meta, Google Android, ZTE, CISCO, Qualcomm, Etisa lat, Netcra cker, i2i Systems iyo TM Forum.
Hormuud Telecom ayaa sanadihii u dambeeyay si weyn uga dhex muuqatay Ururka Isgaarsiinta Moo beellada Adduunka, oo ay ku bishay magaca Soom aal iya. Dadaallada joogtada ah ee ay ku horumar inayso isgaarsiinta iyo tiknoolajiya dda dalka ayuuna Ururka GSMA waxa uu sanadkii 2022 ku abaalmar iyay billadda GLOMO Awards iyo shahaadada GS MA Mobile Money Certification.
Mareykanka oo rajo weyn ka muujiyay in Soomaa liya ku guulaysanayso la dagaalanka Al-Shabaab
Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africa Gen Michael Langley, ayaa shee gay in ay ku rajo weyn yihiin in dowladda Soomaaliya ay ku guulaysato dag aalka ka dhan ah Shabaab.
Isagoo ka hadlayay shirkii caalamiga aha ee Taliy ayaasha Difaaca Afrika, Gen Langley wuxuu kalsooni ka muujiyay hab dhaqanka ma daxweynaha Soomaaliya uu wax kaga qabanayo joogi taanka Alshabaab ee Soomaaliya.
"Aad ayaan ugu rajo weynahay sida ay u socdaan olo lahooda ka dhan ah Alshabaab. laakiin sidoo kale tallaab ada xigta waxaa loo baahan yahay in dowla ddu sameyso u adeegida bulshada dhibaataysan, hadday tahay in gargaar la gaarsiiyo dadka abaaruhu saameeyeen ah.” ayuu yiri Gen Langley.
Sarkaalkan ayaa sheegay in Maraykanku uu la garab taagan yahay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya taageeridda howlgallada Ciidanka ee ka dhanka ah kooxda Alshabaab, isla markaana aysan jirin wax dhibaato ah oo rayid ah oo ka dhasha.
Sanadkii la soo dhaafay, Mareykanka ayaa in ka badan $2.5 bilyan oo garga ar naf-badbaadin ah siiy ay Geeska Afrika, iyadoo $1.3 bilyan oo ka mid ah lacag taas ay si toos ah ugu socotay Soomaaliya.
Shirweynaha 2023-ka ee Madaxda Difaaca Afrika ayaa isugu keenay hogga amiyeyaal ka kala socda 43 waddan oo Afrikaan ah iyo 15 unug oo Ilaalada Qar anka Mareykanka ah oo ka dhacay magaalada Rome, si ay uga wada hadlaan iskaashiga dagaal ka lagula wax logu yeero argigixisada calamiga ah.
Dhacdo argagax leh oo ka dhacday Muqdisho Khasaaraha
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo kale oo argagax leh oo Habeen hore ka dhacday magaalada Muqdisho, ka dib markii gaari xamuul ah uu jiiray mooto Bajaaj ay la socdeen saddex dhalinyaro ah oo mararay agagaarka Tarabuunka.
Gaariga xamuulka ah oo ad u rarn aa ayaa lagu soo warramayaa inuu dusha ka maray mootada, waxaana ka dhashay shilkan khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Waxaa goobtay ku dhintay mid kamid ah wiilasha saarnaa mootada, halka labada kale ay dhaawacyo halis ah soo gaa reen, sida ay warbaahinta u sheegeen dad gobjogayaal ah.
Marxuumka dhintay ayaa waxaa magaciisa lagu soo ko obay Caadil, wuxuuna kamid ahaa dhalinyarada isticaala Aaladda TikTok-ga, ayada oo la aqoonsan meydkiisa, kadib markii uu si xun u jiiray gaariga oo ka maray qaybaha sare, sida ay sheegeen dadka goobjooga ahaa.
Sidoo kale waxaa xilligaas uu marxuumka ka yimdi meel goob oo uu kula soo damaashaaday saaxibadiisa, balse isaga oo kusii jeeday xaafadda uu geeriyooday.
Dhanka kale Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo war ka soo saaray dhacdadaan ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta kusoo dhigeen wadihii gaariga oo goobta ka bax saday, kadibna lagu xiray saldhigga Booliska degmada Hodan ee gobolka Banaadir.
"Degmada Hodon, waaxda Octobar agagaarka Isbitaal ka Digfeer ayaa abaare 12:10 habeen barkii, Eedeysanah an oo Wade ka ahaa gaariga xamuulka ah ee idiin muqda ayaa jiiray kana cararay muwaadiniin saarnaa Mooto Bajaaj oo goobta marayay,” ayaa lagu yiri warka qoraalka ah ee ka soo baxay talisja qaybta Booliska Gobolka Banaadir.
Sidoo kale wuxuu uuu intaasi ku saray in eedeysanaha la horgeyn doono cadaaladda, si looga qaado tallaabada ku haboon.
"Shilka ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, Ciidanka Boliiska Saldhigga Degmada Hodan ayaa gargaar u fidiyay dhibanayaashii shilku dhibku gaaray, Sidoo kale Ciidanka Booliska ayaa baadi goob ka dib gacanta kusoo soo dhigay nikaan. Wuxuuna wajihi doonaa Cadaalada” ayaa markale lagu yiri qoraalka kasoo baxay Taliska Booliska Gobolka Banaadir.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Maxamed oo lagu dilay magaalada Boosaaso
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in Habeen hore xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka degmada Badhan ee gobolka Sanaag la gu dilay gudaha magaaladaasi
Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaani jiray Cabdiraxmaan Xaaji Maxamed, kaas oo maalmahan dambe ku sugnaa magaal ada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Wararka ayaa sheegaya in rag hubeysan ay ku dhufte en dhowr xabadood, iyaga oo ka toogtay qaybaha sare ee jirka, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo lagu kal soonyahay.
Xildhibaanka ayaa waxa marka hore soo gaaray dhaaw ac, balse waxaa Dorraad uu ku geeriyooday isbitaalkii lagu dabiiyay, sida aan kasoo xiganay dadka deegaanka.
Sidoo kale kooxda dilka fulisay ayaa goobta isaga baxsa tay, waxaan haatan baaritaano wada ciidamo ammaanka ee maamulka Puntland.
Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay mas ’uuliyiinta iyo saraakiisha laamaha amniga oo ku aadan dilka xildhibaankaasi iyo howlgallada xigay intaba.
Xaaladda ayaa haatan deggan, waxaana socona qaban-qaabada aaska xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Maxamed oo weerar toogasho ay Habeen hore ku dileen rag hubeysan.
Boosaaso ayaa waxaa inta badan ka dhaca falal ammaan darri oo isugu jiro dilal qorsheysan iyo qaraxyo oo ay halkaasi ka fuliyaan kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish.
Puntland ayaa dagaal kula jirta labadaan kooxood oo ku xoogan dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari, halkaas oo ay kasoo abaabulaan weerarada ay ka geystaan maamulkaasi.
Muwaadiniin Soomaali ah oo la xiray & sababta keentay oo la ogaaday 3 Muwaadiniin Soomaali ah oo aan haysan wax dukumenti ah ayaa lagu qabtay dalka Zambia maalintii Talaadada ee la soo dhaafay (Feb. 28).Warbaahinta dalkaasi ayaa waxaa ay Dorraad oo Arbaco ahayd qoreen in Raggaasi ay qabteen Saraakiil ka tirsan Xafiiska Hay’adda socdaalka ee degmada Isoka ee Gobalka Muchinga ee dalkaasi, una dhow Xuduudka ay Zambia la wadaagto dalalka Tanzania iyo Malawi.
Ragga Soomaalida waxaa lala qabtay Muwaadin Ethiopian iyo Dareewal Zambian 43 jir ah.
Ciidanka waaxda Socdaalka Zambia ee joogta Barta Kontorool Mwaiseni Checkpoint ayaa qabtay Shanta qof, kadib, markii si hoose loogu sheegay in labo Soomaali ah iyo Nin Ethiopian ah lagu soo dhex qariyey Gaari Volvo ah oo Shixnad Alwaax waday, kana diiwaan gashan dalka Zambia.
Baaritaan Guud oo lagu sameeyey Gaarigaasi isjiidka ahaa ayaa laga soo dhex qabtay Ragga Soomaalida iyo Ninka Ethiopianka, waxaana iyaga iyo Dareewalkii lagu xiray Saldhiga Boliska ee Isoka Police Station ee dalkaasi.
Toddobaadkii hore ayaa waxaa isla barta Kontoroolka Waaxda Socdaalka ee Degmadda Isoka ee dalka Zambia lagu qabtay 3 soomaali ah iyo Nin Kenyan asalkiisa Soomaali ah, waxaana lagu xukumay Ganaax Lacageed oo min 7,000 ee Lacagta Kwacha money ee laga isticmaalo dalkaasi.
Xagla Toosiye : Waxan Caddaynaya in aan gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland
Guddoomiyihii Ururka Shacabka ee Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye, ayaa sheegay in uu ka baxay siyaasada Somaliland colaada Laascaanood darteed.
Xagla Toosiye oo u warramay Somali American TV, ayaa isaga oo Buuhoodle ku sugan ayaa sheegay, in xukuumada Somaliland ay magaalada Laascaanood ka gaysatay tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha, sida darteedna aanu kasii mid ahaan karin nidaamka Somaliland.
"Anigu waxan siyaasi u ahay dadkayga, siyaasina kama ahaan karo meel lagu xasuuqayo dadkayga, marka waxan si cad halkan uga caddaynaya in aan gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland kadib markii aan arkay arxan darida iyo naxariis darada" ayuu yidhi Xagla Toosiye.
Xagla Toosiye waxa uu xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay iyadu soo xidhay jidkasta oo nabad lagu gaadhi lahaa, isla markaana ay shacabka u isticmaashay awood ciidan oo aan loo meel dayin.
Waxa kale oo uu wax laga xumaado ku tilmaamay in xukuumadu ay dadka ka dagaalamaya magaalada Laascaanood ay ku tilmaanto argagixiso, isaga oo sheegay in ay tahay dhaqan ay Somaliland leedahay in ay argagixiso ku sheegto cidkasta oo kasoo horjeedsata.
Xagla Toosiye ayaa hore u hogaamin jiray jabhad la odhan jiray SSC oo, ka dagaalami jirtay aaga Buuhoodle, iyo gobolka Sool, isagoo markii danbe la heshiiyay xukuumadii Siilaanyo, isla markaana wasiirka caafimaadka noqday.
AAG CUSUB OO CASHUURAHA KA CAAGAN OO LAGA DAAH FURAY MAGAALADA BERBERA
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray aag cashuuraha ka caagan oo shirkada DPWorld, ay ka hirgalisay magaalada Berbera.
Madaxweynaha ayaa sheegay in mashruucani uu dekeda Berbera ka dhigayo mid la tartanta dekedaha caalamiga ah, isaga oo sheegay in ay isticmaali doonaan waddamada aan badaha lahayn ee Afrika.
"Mashaariicda laga hirgaliyay Berbera waxay ka dhigayaan dekedda Berbera in ay noqoto deked la tartanta dekedaha caalamiga ah, deked u adeegta gobolkan aynu daganahay iyo dhamaan waddamada aan dekedaha lahayn ee Afrika" ayuu yidhi madaxweyne Biixi.
Waxa uu sheegay in agaani uu abuurayo is dhexgal dhaqaale oo dhexmara Somaliland iyo waddamada kale, shaqa abuur badan, iyo is waydaarsi aqooneed iyo khibradeed, isla markaana waxa uu sheegay in uu dekeda ka dhigayo mid caalami ah.
Shirkado badan oo iskugu jira qaar waddani ah iyo qaar caalami ah ayaa iska diwaangaliyay agaan, waxayna dhankooda soo dhaweeyeen daahfurka mashruucan, iyaga oo sheegay in ay igu ku faraxsanyihiin in ay qayb ka noqdaan shirkadaha isticmaali doono aagan.Xaflada furitaanka ayaa waxa kasoo qaybgalay madaxda shirkada DPWorld, madaxda shirkadaha iska diwaangaliyay aagan, wufuud kale oo ka socda dowladaha mashruucan danaynaya, iyo madaxda iyo haldoorka Somaliland.
Dab xooggan oo ka kacay mid kamid ah suuqyada magaalada Jigjiga
Wararka aanu ka helayno dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Dorraad uu dab weyn ka kacay Suuqa Khudaarta ee magaalada Jigjiga.
Dabkan oo billaabay subaxnimadii hore ee Dorraad ayaa keenay khasaare hantiyeed oo badan, inkastoo aan wali la shaacin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkan, haddana waxaa lasoo sheegayaa inuu dabkani ku fiday meherado badan oo suuqan ku yaallay, kuwaas oo badankoodu baaba'ay.
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 4-TA MAARSO 2023-KA-KA
..