HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 2-DA MAARSO 2023-KA-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka billaabay Kismaayo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland, waxaana si diirran ugu soo dha weey een Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jub baland MAxmed Maxamed Islaam iyo boqolaal ka mid ah shacabka magaa lada Kismaayo.
Madaxweynaha ayaa u kuur-galaya xaaladda deegaannada Jubbaland, isagoo mudnaan siinaya dardar gelinta wajiga labaad ee xoreynta dalka oo qorshuhu yahay in Al-Shabaab laga saaro deega annada ay kaga sugan yihiin Gobolada Jubboo yinka, Shabeellada Hoose, Baay iyo Bakool.
Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ay aa inta uu ku sugan yahay Kismaayo waxa uu ka shaqeynayaa xaqiijinta Jubbaland heshiis ah, fid inta gogol mideysa dadka deegaanka iyo dhagay siga talooyinkooda ku aaddan dowlad dhiska Soomaaliya iyo horumarka dalka.
Golaha Shacabka Oo Dorraad Ansixiyay Laba Sharci Oo Muhiim Ah
Kusimaha guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna gu ddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Marwo Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar ayaa shir gud doomisay Kalfdhiga 2aad kulankiisa 24aad ee Gol aha Shacabka BJFS ayadoo uu goobjoog ahaa Guddoomiye Ku xigeenka 2aad ee Golaha Shac abka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow Kulanka oo ay soo xaadireen 147 Xildhibaan ayaa ajendihiisu Ahaa;
1)Akhrinta 3aad iyo u codeynta hindise Sharciy eedka dhowrista. maalgashadayaasha iyo maalg ashiga.
2)Akhrinta 3aad iyo u codeynta Hindise Shar ciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangalinta Dadweey naha.
3)Qeybinta Warbixinta Akrinta 2aad Ee Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada.
Intaasi kadib guddoomiye ku xigeenka koow aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar ayaa codgalisay labada sharci ee kala ah hindise Sharciyeedka dhowrista maalgashadayaasha iyo maalgashiga.
Iyo Hindise Sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaan galinta Dadweeynaha.
Ugu horeeyn waxaa loo codeeyay hindise Sha rciyeedka dhowrista maalgashadayaasha iyo ma algashiga waxaana Haa ugu codeeyay 145 xildhi baan waxaana diiday 2 xildhibaan wax ka aamu sayna majiro dhanka kale waxaa cod lagiliyay Hin dise Sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangalinta Dadweeynaha.
Waxaa Haa ugu codeeyay 146 xildhibaan wax aa diiday 1 xildhibaan wax ka aamusayna majiro
Ugu dambeyntii Kusimaha guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Gol aha Shacabka Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Sa matar oo shir guddoomineysay ayaa soo xirtay kul anka Dorraad iyadoona sheegtay in ay Ansaxyah iin labada sharci ee kala ah hindise Sharciyeedka dhowrista maalgashadayaasha iyo maalgashiga.
Iyo Hindise Sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaan galinta Dadweeynaha.
Soomaaliya oo markii ugu horeysay ku biirtay Ururka Xeer ilaaliyaasha Bariga Afrika
Shir sannadeedka 10-aad ee ururka Xeer ila aliyaasha Bariga Afrika oo labadii maalin ee ugu dambeysay ka socoday magaalada Kampala ee caasimadda Uganda ayaa Dorraad la soo gabaga beeyay. Shirkan oo ay ka qeyb galayeen dol wdaha xubnaha ka ah Ururka Goballeedka Xeer ilaaliyaasha Bariga Afrika(East Africa Association of Prosecutors ) ayaa waxaa Dorraad si buuxda u ga mid noqotay dolwadda Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa codsatay 23-February ee san adkan in ay ku biirto ururka xeer ilaaliyaasha Bar iga Afrika, kaas oo muhiim u ah Soomaaliya.
Xeer ilaaliayaha guud ee qaranka Dr Suleyma an Maxamed Maxamuud oo ka qeyb galay Shir ka sannadeedka 10-aad ee ururka Xeer ilaaliy aasha bariga afrika ayaa warbaahinta qaranka u ga warbixiyay muhiimadda shirka iyo waxyaabihii looga hadlay.
"Waxaa farxad weyn ii ah codsigii Soomaaliya ee Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka hor ay ugu soo gudbiyay Ururka la aqbalay, Soomaali yana loo aqoonsaday in xubin buuxda ka tahay Ururka Xeer Ilaaliyaasha Bariga Afrika, xubin-nima da ururka faa’ido weyn ayee Dowladda Soomaal iya u leedahay, waxayna ka faa’ideysaa isdhaafsi ga xogaha la xiriira dadka danbiliyaasha ah ee bar iga afrika, tababarada xeer ilaaliyaasha iyo la dag aalanka dadka danbiyada geesta,”.
Urur Goballeedka Xeer Ilaaliyaasha Bariga Afri ka oo horay ugu Mideyaanayeen 11 wadan ayaa hadda waxaa ku biiray Seddax wadan oo Sooma aliya qeyb ka tahay, iyadoona Dowladda Soomaa liya qeyb ka noqonaysa ururada muhiimka ah ee ka jira gobolka Bariga Afrika.
Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha golaha shacabka oo gaaray dalka Masar
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlama anka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Max amed Nuur (Mado obe) iyo wafdi uu hog gaaminaayo ayaa Dorraad gelinkii dam be gaaray magaalada Qaahira ee caas imadda dalka Masar.
Wafdiga Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalaada Qaahira ku soo dha weeyay danjiraha Soomaaliya ee Dalka Masar Ily aas Sheekh Cumar iyo masuuliyiin ka tirsan Baar lama anka dalka Masar.
Gudooomie sheikh Aadaan Madoobe ayaa muddada uu joogayo Magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar kulamo kula qaadan doon na madaxda dalkaas, isaga oo kala haadli doonna arimo badan eek u saabsan Xoojinta Xiriirka laba da dal iyo Iskaashigaa ka dhexeeya.
Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimil ada XFS oo Dooxa kula kulantay dhigge eda Dowladda Qatar
Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soo maaliya Marwo Khadiija Maxamed Al-makhzoumi ayaa magaalada Dooxa ee caa simadda dalka Qatar kulan mira dhal ah kula qa a datay wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar Sh. Dr. Faalix Bin Naasir Bin Cali Ala Thani.
Labadan mas’uul ayaa ka wada hadlay iskaashi dhinac yo bad an oo dhex mara laba da wasa aradood oo abuura ya fursado wax looga qabto isbedelka cimilada, isla marka asna lagu caawinayo Soomaaliya.
Sidoo kale, Marwo Khadiija Maxamed Al-makhz oumi, ayaa uga mahadcelisay wasiirka soo dhowe ynta diirran ee uu xarunta wasaaradda ugu same eyay, xogta iyo khibaradda uu la wadaagay.
Dawladda Imaaraatka Carabta oo dalkeeda ku casuntay madaxweynaha Hirsh abeelle Cali Guudlaawe Xuseen
Imaaraatka Carabta ayaa dalkeeda ku casu ntay madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaa we Xuseen, isagoo doonaya in uu tago Axada to dobaadka nagu soo wajahan, waxaana ku wehliya Cabdullaahi Max’ed Nuur, Lataliyaha M/weyne Xasan Sh ee kahortagga iyo la dagaalanka fikrad aha xagjirka ah ee rabshadaha wata.
Sidaas oo kale, waxaa ku wehlin doona xubno katirsan maamulkiisa, warar madax bannaan ayaa sheeg aya inay Imaaraatka doonayaan in ay gaar u haystaan Cali Guudlaawe, ayna u isticmaalaan howlahooda Soomaaliya.
Imaaraatka, ayaa saldhigyo ciidan ka raba dha mmaan dawlad gobaleedyada dalka oo ay u wada yeeran doonaan.
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo waddo qorshe lagu horumarina yo mashaariicda dhallinyarada
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaara ha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah guddoomiyayaasha ururrada dhallinyarada ee ka diiwaangashan Wasaaradda .
Wasiirka ayaa hormuudka ururrada dhallinyarada la wadaagay qorshaha wasaaradda ee sanadkan iyo horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed, wux uuna uga sheekeeyay gudbinta siyaasadda qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed, Shirweyn aha dhallinyarada Soomaaliyeed oo dhowaan ay was aaraddu qaban doonto iyo sidii loo sii xoojin lahaa Iskaashiga Wasaaradda iyo ururrada dhallinyar ada Soomaaliyeed.
Wasiir Maxamed Barre Maxamuud ayaa hay’ adaha caalamiga ah oo kuwa Qaramada Midoo bay ku jiraan dhowaan kala hadlay sidii mashaarii cda magaca dhallinyarada lagu fuliyo ay wasaara ddu u hubin lahayd in ay gaareen dadkii loogu tal lo galay iyo in mashaariicda dhallinyarada iyo qor shaha horumarinta qaranka la is waafajiyo.
Ciidamada DF oo dil kale ka geystay Muqdisho iyo xaalad kacsan oo taagan
Askari ka tirsan ciidamada dowladda federa alka Soomaaliya ayaa Dorraadeyd darawal Moo to Bajaaj ku dilay magaalada Muqdisho. Dilkan oo ka dhacay Isgoyska Jubba oo ka tirsan degmada Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa waxaa la sheegaya in askarta dilka u geysatay ay kaxeyst een Mootadii uu watay marxuumka.
Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxa hadda ka socda banaanbax xooggan oo ay dhigayaan qaar kamid ah dhallinyarada ku shaqeesata Mootada, oo ka gadoodsan dilka oo gye stay darawal kamid ah.
Wararka ayaa intaas kusii daraya in dadka dhigaya ba nnaanbaxa oo careysan ay sheegay in aysan ka tageynin goobta illaa la keeno askariga dilka geystay.
Dilka Dorraad ayaa imanaya, iyada oo Dorraad un uu askari illaalo u ah wasiirka arrimaha dib adda Soomaaliya uu agagaarka Laamiyaraha Zoo be ku dilay wiil dhallinyaro ah, oo kamid ahaa dhal linyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta.
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaal iya ayaa muddooyinkii dambe waxaa kusoo bada nayay dilalka ay askar ka tirsan ciidanka dowladda federaalka ay u geysanayan darawalada wada Mooto Bajaajta, kuwaasi oo dhibane u noqday askarta dowlada.
Maamulka gobolka Banaadir iyo taliska ciid anka Booliska ayaa inta badan sheega inay waxa ka qabanayaan dilalka soo noq-noqday ee ciida mada dowladda ka geysanayaan magalaada Muqdisho, haddana ma muuqato wax iska bada lay arrintaan oo noqotay mid maalinle ah oo la no ol yihiin dadka caasimada.
Xigasho:-Caasimadda.Net
Puntland oo ku amartay shirkadda Som tel inay joojiso adeegga internetka ee Fiber Optic
Maamulka Puntland ayaa ku amray shirkadda isgaarsiinta ee Somtel inay joojiyaan qodaalka xarkaha isgaarsiinta intern etka ee Fiber Optic.
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafi nta ayaa lagu sheegay in cillad Dorraad ku timid ade egga internetka iyo lacagaha danabaysan ee shirk adda GOLIS ay sabab u ahayd inuu go’ay xarrigii Fiberka ee shirkadda Golis.
Wasaaradda warfaafintu waxay ku eedeysay inay xarriga Fibarka Golis jareen hawlwadeenada gacanta ku haya Fiberka Somtel.
Wasaaraddu waxay sheegtay in shirkadda Somtel ay joojiso dhigista xarigga Fiberka ee ay ka wad aan degmada Waaciye ee gobolka Kakaar ee Punland.
Go’aankan kasoo baxay wasaaradda warfaafin ta Puntland ayay dadka u arkaan in lagu cuna- qabataynayo shirkadda Somtel oo tartan ganacsi oo weyn kula jirta shirkadda Golis.
Kadib markii Dorraad hawada uu ka maqnaa ad eegga shirkadda isgaarsiinta Golis. Dadku waxay markiiba u wareegeen adeegga shirkadda Somtel, oo ah shirkadda labaad ee ugu weyn Puntland.
Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
Askari katirsan Ciidamada Dowladda Soomaa liya ayaa Dorraad Isgoyska Jubba gaar ahaan agagaarka Gurigii hore ee Maxamed Deere ee Ma gaalada Muqdisho kudilay Darawal Mooto Bajaaj, isaga oo dilka kadib Goobta ka baxsaday.
Dilka kadib qaar kamid ah Wadayaasha Mooto Bajaajta ayaa dhigaya dibadbax ay dilka uga soo horjeedaan, iyaga oo sheegay in askarigii dilka geystay uu ku baxsaday Mootadii uu waday darawalkii uu dilay.
Bannaanbaxayaasha ayaa sheegay in dilalka loo geysanayo Maalmahaan uu aad ugu soo bat aya Magaalada Muqdisho, waxaana ay sheegeen in hadii wax laga qaban waayo ay ub iibsan do onaan, isla markaana ay is difaaci doonaan.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa magaalada muqdisho aad ugu soo batay Dilalka loo geysan ayo darawalada Mooto Bajaajta , waxaana Dorraad ay aheyd markii darawal Mooto Bajaaj lagu dilay agagaarka laami yaraha Soobe ee Magaalada Muqdisho.
Sarkaal Al-Shabaab ah oo Kismaayo la gu qabtay oo bixiyey xogo xasaasi ah
Laamaha ammaanka Jubbaland ayaa magaal ada Kismaayo ku soo bandhigay nin ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaas oo toos loo wareystay, isla markaana wareysi uu bixiyey ku shaaciyey xo go xasaasi ah.
Ninkaan oo lagu magacaabo Bashiir Nuur Ba shiir ayaa laga soo qabtay xaafadda Shaqaalaha ee magaalada Kismaayo, halkaas oo guri ay uga ijaartay haweeney ay qaraabo yihiin.
Sidoo kale ciidamada Jubbaland waxay soo ban dhigeen adeerkiis, nabadoonkii beeshiisa oo soo damiintay, haweeney guri u kireysay iyo dad kale ayaa lala soo qabtay ninkaan.
"Anigoo ah nabadoon Jubbaland ka tirsan, wax aan xaqiijinaa in la i hor keenay wiil aan horay Na bad Sugidda uga damiintay oo hub lagu soo qab tay, odayaasha saaxiibadey ah, waxaan uga dig ayaa in qof aysan isku hubin aysan damiinan,” ay uu yiri Nabadoonka beeshii uu ka dhashay nin kaan Shabaab-ka ah.
Wiilkaan Shabaab-ka ah ayaa sheegay inuu tababarro culus ku soo qaatay magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, waxaana Kismaayo u dirtay kooxda Al-Shabaab, sida uu cadeeyey.
Markii uu tegay Kismaayo ninkaan wuxuu sheeg ay inuu bilaabay shaqooyin kala duwan, sida dhis me iyo inuu riixo gaari gacan.
"Anigoo guriga jooga oo taleefan ku hadlaaya ayaan hurday, bistoolad ayaa i ag taalay, mid Shabaab igala tirsan ayaa isoo
wateen qori AK47 ah.
"Dorraad abaara 04:00pm Dableey Hubeysan oo ka koobnaa labo nin oo Mid kamid ah watay Qoriga AK47 ayaa wiil dhalinyaro ah oo kamid ah aa Dhalinyarada ku shaqeysta Gaadiidka Mooto Bajaajta ku dilay agagaarka Isgoyska Jubba ee degmada Shangaani,” ayaa lagu yiri qoraalka.
Booliska gobolka ayaa sidoo kale cadeeyey in rag gii dilkaas geystay ay goobta isaga carareen, isla markaana uu socdo dabagal la doonayo in lagu soo qabto.
"Ciidanka Booliska oo baaritaan hordhac ah sameeyay ayaana ogaaday in eedeysanaha falka geystay iyo midka la socday labadu aysan askar dowladeed aheyn, ragga ayaana goobta ka bax saday, waxaana socda dabagal lagu hayo, dhaw aan ayaana bulshada la wadaagi doonaa waxa ka soo kordha,” ayaa lagu yiri qoraalka booliska.
Dilka Dorraad loo geystay darawalka ayaa cirka ku sii shareeray caro xoog leh oo horay uga taa gneyd dilal badan oo saacadii lasoo dhaafay ay cii damada dowladdu ka geysteen Muqdisho.
Si gaar ah dilka wadayaasha Mooto Bajaaj-ta ay aa aad ugu badan Muqdisho, waxaana Dorraad iyo Dorraad qeybo ka mid ah Muqdisho ka dhacay di lal iyo dibadbaxyo looga soo hor jeedo dilalka shacabka.
Intii uusan dilkaasi dhicin Dorraad, Taliyaha Cii danka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuu suf Madaale oo si wadajir ah warbaahinta kula hadlay ayaa si adag uga hadlay dilalka ay ciidam ada dowladda ka geysanayaa caasimadda Muq disho.
"Waxaan ka shaqeyn doonaa ciidankii dhibka gaystay inaan maxkamada geyno waliba si toos ah shacabka Soomaaliyeed u daawadaan, gooba ha ciidamada ay ka shaqeynayaan wax weyn aya an ka badali doonaa, waxaana geyn doonaa sara akiil waa weyn oo qibrad u leh shaqada,” ayuu Dorraad yiri Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaal iyeed.
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa isisoo tarayey hadalheynta iyo tuhunka la xariira cidda ka da mbeysa dilka joogtada noqday ee loo geysto wadayaasha mooto Bajaaj-ta, banaanbaxyo ka dhashay dilkii ugu dambeeyey ee Dorraad isgoys ka Jubba ka dhacay ayuu dhigay shacab care ysan.Xigasho:-caasimadda.net
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta oo taba bar u furay Ducaadda iyo Imaamyada
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta XFS Md.Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa Dorraad magaalada Muqdisho uga furay Ducaad da iyo Imaamyada tababar ku saabsan habka gud binta farriimaha Wacyigelineed ee la dagaalanka fikirka xagjirka ah.
Tababarkan oo socon doona mudo shan maa lin ah ayaa Ducaadda iyo Imaamyadda lagu bara yaa xirfadaha la xiriirka fariin gudbinta, istiraat iijiyadda warbaa hinta, amnul fikriga iyo taxliilin ta fikradaha Khawaarij ta.
wacay oo ii sheegay in guriga ciidan u soo so cdaan, wuxuu i yiri bist oolada iska fogey, meel ayaan ku qariyey kidibna ciidan ayaa ii soo galay, sidaas ayaana la igu soo qabtay,” ayuu yiri Bashiir Nuur oo Shabaab ka tirsan.
Dembiyada uu qirtay ninkaan waxaa ka mid ah bam-gacmeed uu ku tuuray Hotel Cascasey oo Kismaayo ku yaalla, inkastoo uusan khasaare ka dhalan bamkaas, wuxuuna sheegay in taasi ay aheyd shaqadii ugu horeysay ee uu qabtay.
"Qof la qalday kaligey uma horeyn, kuwo kale oo la lumiyey ayaa buuxa dad kale ayaa soo socda, waxa ugu badan ee dadka lagu luminaayo waa lacag iyo balaayo laguu akhrinaayo, hadii ay dowl adu i cafineyso iyo hadey I dileyso, Dorraad gacant eeda ayaan ku jiraa,” ayuu yiri wiilkaan Shabaab nimada qirtay.
Xeer ilaaliyaha oo fasiraad ka bixiyay xariga Cabdalla iyo tallaab uu ka qaadayo taliyihii…
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa fasira ad yaab leh kasoo saaray xariga Wariye Cabdalla Axmed Muumin, kaasi oo uu sheegay in xarigiisa loo maray sifo sharci ah.
Xeer Ilaaliyaha ayaa xariga Wariyahan oo ah Xo ghayaha Guud ee Ururka Sux ufiyiinta Soomaaliyeed ee So mali Journalists Syndicate (S JS) ku difaacay xukunkii ay 13-kii bishaan ku riday max kamadda gobolka Banaadir, kaasi oo ahaa lab bilood oo xa bsi ah.
"Ciidanka Booliska oo fulinaya amarka hay’ adda Garsoorka, islamarkaana gudanaya waaji baadkiisa sharci si waafaqsan ayaa gacanta ku soo dhigay xukunsanaha dibna xabsiga dhexe u gu soo celiyay 23/02/2023, maadama loo diiwaan-geliyay in uu baxsad ahaa muddo 10 cisho ah.”
Cabdalla Muumin oo xukunkaas kadib ay sii daa yeen taliyaha iyo saraakiisha xabsiga Dhexe ee Xamar, ayaa sii deyntaas u cuskaday kadib markii ay isku fiiriyeen muddada lagu xukumay iyo inta uu hore u xirna, sidaasna ay ku fasaxeen maada ma uu hore u dhameystay xukunka lagu riday.
War-SaxaFadeed kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in sifo sharciga baal-marsan ay saraakiishaas ku sii daayeen Wariyaha, islamarkaana uu Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud uu baaris ku wado dhacdadii ay ku sii daayeen.
"Maadaama ay sii-dayntu baalmarsaneyd sharciga, waxaa loo diiwaan-geliyay in uu xukuns anuhu yahay baxsad, waxaana Ciidanka Booliska Soomaaliyeed amar lagu siiyay in ay dib u soo xiraan xukunsaha, si waafaqsan Qod: 35aad faq radda 1-aad Xarafka B ee XHCS.”
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa ugu dambeyntiina sheegay in cid walba oo dan aynaysa kiiska Wariyaha ay tahay in sifo sharci ah ku raadsadaan xuquuqdooda, islamarkaana ay dhowraan madax-banaanida Garsoorka iyo shur uucda dalka, sida lagu yiri qoraalka.
Qoraalka kasoo baxay xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ayaa imanaya xilli ay Dorraad Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ay guddoonka golaha u gudbiyeen mooshin ay ku dalbanayaan in Wariye Cabdalla Muumin xoriyadiisa dib loogu soo celiyo.
Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sidoo kale dhawaan ku eedeys ay hay’adda NISA inay si bareer ah u xirtay dadka ay u arkaan in ay ka soo horjeedaan iyo weriyeya asha, kaasi oo ay sheegtay inuu ugu dambeeyay u doodaha xuquuqda saxaafadda Cabdalle Axm ed Muumin.
Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soo maaliyeed ee Somali Journalists Syndicate (SJS) Cabdalla Axmed Muumin ayaa maalintii Khamiista waxaa mar kale xiray ciidamada dowladda Soom aaliya. Qareenkiisa Cabdiraxman Xassan, oo goobjoo g ahaa xilliga la xirayay Cabdalla Muum in, ayaa sheegay in markii hore ay u yimaadeen G/le ka tir san booliska Soomaaliya iyo nin dhar cad oo u sheegay Cabdalla Muumin inuu xiran yahay, xilliga asi oo uu ku sugnaa Hotelka Jaz eera ee Magaalada Muqdisho.
Dagaal khasaare dhaliyey, kana dhashay is qab-qabsi maamul oo ka dhacay Bardaale
Magaalada Bardaale ee gobolka Bay waxaa Dorraad ka dhacay dagaal culus oo ka dhashay mur an dhanka maamulka ah oo ka jira magaalada, waxaana hadda la dareemayaa xaalad jaho wareer ah.
Ugu yaraan afar qof oo dhinacyadii galaamay ah ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen shaqa aqada ka dhacday degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaana arrinta la isku hayo ka hadlay dhin acyadii dagaalamay.
Goobjoogayaal ku sugan Bardaale ayaa Caasimada Online u sheegay in ku dha waad 10 qof oo kale ay ku dhaawacmeen dagaalka, waxaana magaalada weli ka taagan xiisad culus oo dhismaha maamu lka magaalada salka ku heysa.
Maxamed Isaaq oo ah guddoomiyaha de gmada Bardaale oo hoggaaminayey garab ka mid ah ciidamadii dagaalamay ayaa sheegay inay we erareen ciidamo ka yimid magaalada Baydhaba oo diidanaa maamulkiisa.
Ninkaan ayaa ku dooday in ciidankaas ay carqal adeeyeen maamulka, isla markaana ay isbaaro oyin dhigteen magaalada Bardaale gudaheeda oo bulshada ay ka diideen wax kasta oo xal noqon karay. "Waxay bilaabeen fowdo iyo inay dhahaan maa mul halkaan kama jiro, waxay dhigteen isbaa rooyin, waxayna diideen wax kasta oo odayaasha dhaqanka ay soo jeediyeen, taas ayaa sababtay in magaalada aan dagaal uga saarno,” ayuu yiri Maxamed Isaaq oo la hadalay VOA.
Wuxuu sheegay in arrintaan ay dagaal huri weysay, "Todobaad ayey joogeen, ka maamul aha an wax kasta oo xal ah ayaan raadinay, hadda nim ankii burcada ahaa waan ka saarnay magaal ada,” ayuu yiri Guddoomiyaha Bardaale.
Dhinaca kale, Cabdi Madoobe Mursal oo hog gaaminaya ciidanka dagaalka looga saaray deg mada Bardaale ayaa sheegay in maamulka Bard aale ay ka dhistay wasaaradda arrimaha gudaha Koonfur Galbeed uusan aqoonsaneyn.
"Waa gacan ku rimis maamul kama jiro Bard aale, magaalada xaalkeedu waa degan yahay had da, oo qolo kasta halkeedii ayey joogtaa, khasaar aha dhankooda ayuu u badan yahay, sababtoo ah ayaga ayaa nasoo weeraray, waana jebinay,” ay uu yiri sarkaalka hoggaaminaya ciidanka la dagaa lay maamulka ka jira degmada Bardaale ee gobolka Bay.
Xigasho:-caasimadda.net
Faysal Cali Waraabe oo sheegay in ay dagaal ka Laascaanood ka wadaan xulufadii Siyaad Barre
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Wara abe, ayaa sheegay in qalalaasihii Laascaanood ay ka faa'iidaysteen kooxo la fikir ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxam ed Siyaad Barre.
Faysal waxa uu sheegay in isku dhicii Ciidamada Somali land iyo dadkii ka mudaharad ayay dilalka soo noq noqday ee Laascaa nood, uu isku badalay dagaal xaaraan ah, oo looga soo horjeedo jiritaanka Somaliland.
"Qalalaasihii ka dhashay arxan darradii Muuse Biixi ee ka dhan ka ahayd dadkii rayidka ahaa ee bannaan baxayey waxa ay isu beddeshey dagaal xaaraan ah oo looga soo horjeedo jiritaanka So maliland oo ay wadaan xulufadii keligii taliyihii Siyaad-barre" ayuu yidhi Faysal.
Faysal ayaa ku baaqay in reer Somaliland, ay u midoobeen sidii Somaliland looga bad baadin lahaa "Waa in aan u midownaa sidii Somaliland uga badbaadin lahayn wuxuush taas isa soo baa haystay."
Garaadada ku sugan magaalada Laascaan ood iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaal iland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa dhankooda sheegay in shacabka reer Sool oo kali ahi ay dagaalka Somaliland kula jiraan.
Ujeedka shirka Muqdisho uga furmay Soomaaliya iyo beesha Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac ayaa Dorraad furay shir looga hadlayo horumarinta Biyaha Soomaaliya.
Shirka oo ay ka soo qeyb-gal een madax ka socota hey’a daha dowladda iyo beesha caalamka ayaa waxaa looga hadlay hannaanka horumarinta Biyaha Soomaaliya.
Shirkan ayaa sidoo kale waxaa si gaar ah diirada lagu saaray sidii looga hortagi lahaa biyo yaraanta iyo in laga faa’iideysto roobabka, loona sameeyo dadka reer miyigia biyo xireenno keyd u noqda.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo munaasabadda hadal ka jeediyey ayaa tilmaamay in biyuhu ay yihiin laf dhabarta nolosha, bulshadeenuna baahi weyn u qabto.
Waxa uu sheegay in xukuumadda ay xoogga saareyso sidii xal waara loogu heli lahaa biyo yaraanta iyo gaajada ku soo laalaabta dadkeenna.
Sidoo kale waxa uu xusay in dowladdu wax ka qabaneyso xaaladda biyo la’aanta ka jirta goobaha dhowaan laga xorreeyay kooxda Al-Shabaab, oo uu sheegay inay burburiyeen illo-biyoodyadii ku yaalay deegaannadaasi.
Munaasabadda oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda biyaha iyo tamarta ayaa waxaa ka soo qeyb-galay wasaaradda beeraha dhirta iyo waraabka, wasaaradaha heer dowlad gobaleed, hay’adaha deeq-bixiyeyaasha, urur goboleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay.
Booliska oo iska fogeeyey ninkii Dorraad Muqdisho ku dilay darawalka ee baxsaday
War ka soo baxay Taliska Boliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ninkii Dorraad dilay darawalka Mooto Bajaajta uusan ka tirsaneyn booliska, isla markaana uu baxsaday.
Taliska ayaa shaaciyey in baaris hordhac ah lagu ogaaday in ninka dilka geystay iyo mid la socday oo ciidanka aan ka tirsaneyn ay
Wasiir Sh. Mukhtaar oo hadlayay ayaa yiri: "Taba barka aqoon isweydaarsi ga ah ee khuburadda na la joogta ay bixinayaan waxaa culimadda lagu bar ayaa habka ugu haboon ee loo kala dhantaali karo afkaaraha kooxaha Khawaarijta”.
Ugu dambeyn, Wasiirka ayaa si rasmi ah ufuray tababarka, isagoo kula dardaarmay Ducaada iyo Imaamyadda in ay ka faa’iideystaan aqoonisw eydaarsiga.
Mucaaradka Somaliland oo sheegay in dagaalka Laascaanood ‘ay wadaan xulufadii’ Siyaad Barre
Mucaaridka Somaliland oo ka hadlay dagaalka Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa sheegay in ay wadaan xulufo ay sheegeen inay la fikir yihiin madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ay aa sidoo kale waxa uu sheegay in markii hore kacdoonka reer Laasca anood ee isku badalay gacan ka hadalka uu ku yi mid hoggaan xumada Muuse Biixi ee Somaliland.
Faysal ayaa dagaalka socda ku tilmaamay mid looga soo horjooda jiritaanka Somaliland, oo iyadu ku dooda inay tahay dal ka madax-banaan Soomaaliya, balse aan helin aqoonsi caalami ah in ka badan 30 sanno.
"Qalalaasihii ka dhashay arxan darradii Muuse Biixi ee ka dhan ka ahayd dadkii rayidka ahaa ee bannaan baxayey waxa ay isu beddeshey dagaal xaaraan ah oo looga soo horjeedo jiritaanka Somaliland oo ay wadaan xulufadii keligii taliyihii Siyaad Barre,” ayuu yiri Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.
Guddoomiyaha xisbiga Ucid ayaa ku baaqay in reer Somaliland ay u midoobaan sidii Somaliland looga bad-baadin lahaa wax uu ugu yeeray "wux uush qaranka dumineysa”. "Waa inaan u midow naa sidii Somaliland uga badbaadin lahayn wux uushta isa soo baahaystay ee duulaanka ku ah jiri taanka Jamhuuriyadda Somaliland.” Somaliland ayaa hore dhowr jeer dagaalka La asc aanood ka socda ugu eedeysay dhinacyo kala duwan oo ay kamid yihiin dowladda federaalka, maamulka Puntland iyo kooxo ay ku sheegtay argagixiso.
Isimida SSC ee ku sugan Laascaanood ayaa dhankooda beeniyay sheegashooyinka Somal iland, iyaga oo sheegay in shacabka reer Sool oo kaliya ay dagaalka ku jiraan Somaliland.
Xiisadda Somaliland iyo dadka ree SSC ayaa kasii dartay kadib markii Isimida SSC ay caddeeyeen inay kasoo horjeedeen kala goynta Soomaaliya iyo mashruuca Somaliland ee gooni isu-taagga, is lamarkaana ay sheegeen inay si toos ah u hoos tagaan dowladda federaalka.
Mareykanka Oo Markii U Horeysay Marti geli yay Shir U Dhaxeeya Dalal Ku Loola maya Arrimaha Soomaaliya
Mareykanka ayaa markii u horreysay martigel iyay shir lix geesood ah oo ay isugu yimaadeen Wakiilo ka socday shan dal oo ka mid ah dalalka danaha ka leh ee qaarkood ku loolamayay arrim aha Soomaaliya, dalalkaas waxaa ka mid ah Qatar, UAE, Turkey iyo UK.
UAE iyo Qatar oo ka mid ahaa dowladaha ku loolamayay siyaasadda Soomaaliya ayaa waxaa shirka ku matalayay Was iiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Sheikh Shakh bout iyo Ergeyga Wasa ar adda Arrimaha Dibadda Qatar Mutlaq Al Qah tani
Waxaa shirkaas looga hadlay arrimaha Amn iga Soomaaliya, dowlad dhiska, horumarinta iyo arrimaha bani’aadanimada, waxaana la isku raa cay in la hubiyo waqtiga ku habboon ee gargaarka xasillinta ah la gaarsiiyo deegaanada cusub ee la xorreeyay. Sidoo kale waxaa la go’aansaday in la taageero dadaallada Soomaaliya ku doonayso in si buuxda looga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran.
Mareykanka iyo afar dal oo war culus ka soo saaray dagaalka Laascaanood
Wakiilada saaxiibada caalamka ee dalalka Mareykanka, Ingiriiska, Turkiga, Qatar iyo Imaarka Carabta oo ka hadlay dagaalka ka socda Laascaa nood, ayaa dalbaday in dhinacyadu ay joojiyeen colaadda.
Wakiilo ka socday shantan dal oo kulan yee shay ayaa sheegay inay aad uga walaacan xiisad da dagaal ee ka taaga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaasi oo dhaliyay khasaare xoo ggan oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur magaalada.
Waxay ugu baaqeen in lab ada dhinac ee isku haya halkaasi, ciidamada Soma liland iyo kuwa deegaanka ee SSC inay u hoggaansa maan xabad-joojin, si mi iska wada-hadalka loogu xaliyo xiisadda taa gan. Sidoo kale waxay wakiilada ka socday Mar eykanka, Ingiriiska, Turkiga, Qatar iyo Imaarka Ca rabta ay muujiyeen taageerada dowladda federaal ka ee dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisa da iyo kobcinta awoodda dowladnimo.
"Waxay ka wada-hadleen sidii Soomaaliya loo ga taageeri lahaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo u diyaar-garowga ka bixintaanka howl-galada Midowga Afrika ee Soomaaliya.”
Ugu dambeyntiina dalalka shanta ah ayaa isku raacay in la xoojiyo isku xirka kaalmada amniga caalamiga ah iyo gargaar gaarsiinta deegaannada laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab.
Dagaalka ka socda magaalada Laascaanood oo galay maalintii 24-aad oo xiriir ah ayaa maalmihii dambe sii xoogeystay, wuxuuna ku fiday goobo horleh oo ka baxsan magaaladaasi.
Labada dhinac ee ku dagaalamaya Laascaanood ayaa dhowr jeer loogu baaqay inay si deg deg ah u joojiyaan dagaalka, iyada oo Somaliland ay laf tigeedu ku dhawaaqday xabad-joojin, haddana ma jiro wax ka dhaqan-galay, waxaana sii socda
Dagaalka.
Dil argagax leh oo Dorraad ka dhacay degmada Wartanabada ee magaalada Muqdisho
Waxaa Dorraad oo Dorraad ah ka dhacay deg mada Wartanabada ee magaalada Muqdisho dil si aad ah looga argagaxay oo loo geystay nin ma gaciisa lagu sheegay Ismaaciil Maxamed Cab dulle.
Dilkaan ayaa la sheegay inuu geystay nin ku hubeys naa Tooreey ama Mindi aad dheer, kaa soo qoorta iyo meelo kale kala dhacay Tooreyda marxuumka geeriyooday.
Ninka dilka geystay oo isku dayay inuu goobta ka baxsado ayaa waxaa gacanta ku dhigay dad shacab ah oo jirdil xoogan u geystay gacan ku dhiiglaha, hayeshee markii dambe ku wareejiyay ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya oo goobta gaaray.
Lama oga sababata ka da mbeysa dilkan Dorraad ka dhacay degmada Wartanab ada ee magaalada Muqdi sho, waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in ninka dilka geystay uu yahay qof dhimirka looga jiro.
Dadka ku dhaqan aaga dilka uu ka dhacay ay aa si weyn u hadal hayo dhacdadaan aadka looga argagaxay, mana jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka laamaha amaanka maamulka degmada Wartanabada oo ku aadan falkaan dilka ah
Xog: Taliyaha Ciidamada Somaliland Oo Si KMG ah Shaqada Looga Joojiyay
Xogo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in Taliyaha Ciidamada Somaliland shaqa joojin lagu sameeyay Dorraadnima dii Axadda ee Todo baadkan.
Taliye Nuux Taani ayaa shaqada laga joojiyay kadib markii Ciidam ada Somalila nd oo ku jabay furima ha dagaalka ay soo banneeyeen Talisya dii Tukaraq iyo Gam badhe.
Ciidamada Somaliland ayaa sidoo kale maalintaas banneeyay dhammaan difaacya dii dhinaca mag aalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa si ku meel gaar ah Taliska guud ee Ciidamada Somaliland ugu dhi ibay S/Guuto Faysal Cabdi Bootaan oo hadda ho ggaaminaya dagaalka.
Faysal Bootaan ayaa Muuse Biixi ka dhaa dhic iyay in fashilka dagaalka uu mas’uul ka yahay Nu ux Taani taas oo keen tay in isaga si KMG loogu dhiibo hoggaan ka dagaalka
Bola Tinubu oo ku guuleystay doora shada madaxtinimo ee Nigeria
Musharaxa xisbiga talada haya ee Bola Tinubu ayaa lagu dhawaaqay in uu ku guuleystay doorashada madaxtinimada lagu muransan yahay ee ka dhacday Dalka Nigeria.
70-jirka rug cadaaga ah ayaa helay 36% codadkii la dhiibtay, sida ay muujinayso natiijada rasmiga ah.
Ninka la tartamayay ee Atiku Abubakar ayaa helay 29%, halka Peter Obi oo ka tirsan xisbiga Labour-ka uu helay 25%. Axsaabta kale ayaa goor sii hor eysay ku gacan seyray doorashada oo ay ku tilm aameen mid been abuur ah, waxayna dalbadeen in dib loogu noqdo doorashada.
Mr Tinubu waa mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu qanisan Nigeria, wuxuuna ololihiisa ku saleeyay dib u dhiska magaalada ugu weyn ee Lagos oo uu mar ka ahaa guddoomiye.
Mr Tinubu ayaa ku guuleystay inta badan gobol lada Koonfur-galbeed ee uu ka soo jeedo, halkaas oo loogu yeero "Aabbaha siyaasadda”.
32 qof oo ku dhintay dalka Giriigga kadib markii…
Laba tareen oo isku dhacay waddanka Giriiga ayaa dilay ugu yaraan 32 qof 85 kalena waa ay ku dhaawacmeen habeenkii talaadada, sida ay sheegtay kooxda dab-damiska.
Dhacdadan ayaa sababtay shilkii tareen ee ugu dhimashada badnaa ee Giriiga muddo toban aan sano ah ayaan weli caddayn.
Tareen rakaab ah oo kasoo baxay magaalada Athens kuna socday waqooyiga magaalada Thessaloniki ayaa si xawli ah ugu dhacay tareen xamuul ah meel ka baxsan magaalada Larissa ee bartamaha Giriiga, sida uu sheegay gudoomiyaha gobolka Thessaly.
Shilkan ayaa sababay in uu dab ka kaco qey bta rakaabka ah, waxaana gubtay dad badan oo rakaab ahaa, kuwaasi oo loola cararay isbit aalada.
"Waxaan maqalnay jug weyn, (waxay ahayd) 10 ilbiriqsi oo qarow ah,” ayuu yiri Stergios Minenis, oo ah 28 jir ka mid ahaa rakaab oo ka badbaaday shilkan.
1972, 19 qof ayaa ku dhintay kadib markii laba tareen ay isku dhaceen meel ka baxsan Larissa.
BOOLIISKA UK OO SHAACIYAY XOG KU SAABSAN WIIL SOOMAALI AH OO TOORREY LAGU DILAY SAWIRKA AXMED NUUR
Sida maxkamadda loo sheegay isma aanay aqoon Axmednuur iyo wiilka dilay
Wiil dhalinyaro ah oo dilay arday Soomali ah oo uusan waligiis horay ula kulmin ayaa lagu helay loona xukumay de mbi xakowgoyn ah.
Axmednuur Nuur oo 16 jir aha a, ay aa waxaa dha bar ka toorrey kaga dhuftay Justice Will –Mamah, xilli uu ka baxsan ayay rabshado ka soc day agagaarka Kuliyadda Milton Keynes.
Will-Mamah ayaa ku lug yeeshay dagaal dhex maray isaga iyo qaar ka mid ah saaxiibbada Nuur, maxkamadda Luton Crown ayaa sidaas sheegtay, iyada oo dhibbanaha lagu tilmaamay "qofka loo dil ay dagaal aanu ku jirin".
Gacan ku dhiiglaha Bletchley oo 19 jir ah, ayaa lagu xukumay 11 sano oo xabsi ah.
Waxaa lagu xukumay in uu geystay dil bareer ah, kadib markii lagu waayay dacwadda dil qorsheys an ahayd.
Kadib xukunkii sanadkii hore, qoyska Axmedn uur ayaa BBC-da u sheegay in ay ku nool yihiin ri yo qarow ah, iyadoo walaashii ay sheegtay: "Wux uu sameeyay wax kasta oo uu awoodo si uusan waligiis muran u dhex galin."Hooyada Axmed iyo walaashiis Qoraalka sawirka,Hooyada Axmed iyo Qorshe Moxamed iyo wala ashiis Miskey oo sheegtay in uu lahaa "hammi weyn". Axmednuur, oo ah arday dhigta Dugsiga Sare ee Walton, iyo saaxiibkii waxa ay aadeen fasalka waqtiga qadada 11kii Febraayo 2022 saaxiibbadiisna waxa ay ku lug yeesheen dagaal ay la galeen Will-Mamah.Maxkamadda ayaa loo sheegay in markii dhulka la dhigay uu Will-Mamah la soo laabtay mindi uu ka qaatay wiil kale.
Eedeysanaha oo tagay Dugsiga Katooliga ee St Paul, ayaa waxaa foodda looga dhuftay Jeex shub ah, waxaana dhacdadan duubtay Kaamirada CCTV ee dadka deegaanka oo daba socday Kooxda.
Axmednuur oo qofka dhagaxa tuuray aan ahayn ayaa goobta ka cararay kadib markii uu dagaalku bilowday, waxaana la sheegay in dhanka bidix ee dhabarka looga dhuftay toorrida, kadibna uu dhacay saasna ku dhintay.
Sawirka Axmed Nuur
Qoraalka sawirka,
Axmed ayaa baranayey shahaadada dugsiga sare ee heerka A
Dacwad oogaha Jane Osborne KC ayaa sheegtay in sababta loo dilay aysan caddeyn iyo in Will-Mamah uu ahaa qofka kaliya ee hubeysnaa.
Gabar ayaa ku tilmaamtay Axmednuur inuu ahaa qofka ugu nuglaa dagaalka markii kooxdu ay carartay ka dib markii mindida ay arkeen, waxayna sheegtay inuu ahaa qofka kali ah ee aan wajigiisa qarin.
Si looga yareeyo ciqaabta, Lewis Power KC waxa uu sheegay in Will-Mamah, oo dammaanad bilayska ku jiray wakhtigii dilka, uu "si dhab ah u qoomameeyey oo uu ka xumaaday".
Garsoore Lynn Tayton KC ayaa Will-Mamah u sheegtay: "Qoyska Axmednuur Nuur waxay u yimaadeen Boqortooyada Ingiriiska si ay uga baxsadaan rabshadaha ka socda Soomaaliya oo ay u helaan meel ammaan ah oo ay ku noolaadaan.
"Hadda waxaa jira kala-guur xagga nolosha ah oo qoyska oo dhan ah, waxaa dhaawac ku reebay waxa aad sameysay.
"Ma jiro xukun aan ku soo rogi karo oo ka yareyn kara dhibkooda, waxaan si weyn ula socdaa inay la noolaadaan geerida Axmednuur inta noloshooda ka dhiman."Dhimashadiisu waxay ahayd mid naxdin leh oo soo gaartay qoyskiisa."XIGASHO:-BBC
MUXUU NINKAN BOORSO UGU WATAY MEYDKA QOF BOQOLLAAL SANO KA HOR DHINTAY? MEYDKA QADIIMKA AH
Ninka lagu qabtay meydka ayaa ka shaqeeya geynta cuntada
Booliiska dalka Peru ayaa la kulmay arrin lama filaan ah kadib markii ay baa dheen nin sakhraansan oo ay ka shakiye en kaas oo ku sugnaa goob qadiimi ah oo ku taal Puno.
Ninkan oo ka shaqeynayey dhanka ad eegga cuntada maqaayadaha ayaa boo rsadiisa qaboojiyaha ee loogu tala galay in cuntada lagu qaado waxaa laga helay meyd qadiimi ah.
Waxa uu sheegay in uu qol la wadaagayey maydkan faashadeysan oo uu ku tilmaamay "saaxiibkiisa ruuxiga ah".
Waxa uu boorsadiisa qaboojisada ugu soo qaaday si uu u tuso saaxiibbadiis sida ay boolisku sheegeen.
Waxa uu sharraxay in uu "Juanita" sida uu ku naaneysay meydka, ku hayay sanduuqa qolkiisa ku yaal, meel u dhow TV-ga. Waxa uu intaa ku daray in uu Aab bihii lahaa, isaga oo aan sheegin meesha uu aabbihii ka keenay meydkan.
Khubarradu waxa ay sheegeen in maydkani uu da’ ahaan u dhexeeyo 600 ilaa 800 oo sano, waxana ay sheegeen in uu ahaa nin da’ dhexaad ah, sida uu aska riga helay ku qiyaasay.
Ninka la dilay ayaa lagu qiyaasay in da'diisu ay ka badan tahay 45 jir xilliga uu dhimanayay, dhererkiisuna waa 1.51m (4ft 11in).
Meydka waxaa lagu duuduubay faashado xilliga uu dhintay, taas oo u eg sida ay aaska u sameysan jireen dadka aggaas ku noolaa boq ollaal sano ka hore inta aanu Isbaanishku soo gaarin.
Keydinta meydka ee noocan ah si aanu u qudhmin waxaa ku dhaqmi jiray dad kala duwan oo ka jira dalka hadda loo yaqaan Peru ka hor intaysan imaanin guu maystii Isbaanishka. Meydadka qaar ayaa la aasi jiray halka kuwo kalena dibadda loo soo saari jiray si iyaga oo lagu soo bandhigayey xafladaha muhiimka ah.
Booliska ayaa gacanta ku dhigay meydkan oo ku jiray boorsada qaboojiyaha, waxayna u gudbiyeen wasaaradda dhaqanka ee dalka Peru, taasoo ilaalisa dha xalka dalkaas.
Ninkii waday gaariga iyo labadiisa saaxiib oo da’doodu u dhaxeyso 23 ilaa 26 sano jir ayaa la xiray waxaana lagu baarayaa dambiyo ka dhan ah hidaha iyo dhaqanka dalka Peru.XIGASHO:-BBC
DARAASAD LAGU OGAADAY IN SOCODKA MAALIN LAHA AH UU KA HO RTAGO XANUUNNO HALIS AH
Khasab ma ahan inaad orodyahan noqoto ama sports ciyaarto si aad u hesho faa’iidooyinka jimcisiga
Khasab ma ahan inaad orodyahan noqoto ama sports ciyaarto si aad u hesho faa’iidooyinka jimcisiga
Khasab ma ahan inaad orodyahan noqoto ama sports ciyaarto si aad u hesho faa’iidooyinka jimcisiga oo waxaa kaa badan socodka maalin laha ah, sida lagu sheegay taxliilin ka soo baxday UK.
Waxaa la ogaaday haddii qof kasta uu sameeyo wax yar oo ah 11 daqiiqo oo hawl maalmeed ah, mid ka mid ah 10-kii dhimasho ee dhicis ah ayaa laga hortagi karaa.
Hase yeeshee dadka intooda badan uma suurogasho inay sameeyaan ugu yaraan 150 daqiiqo oo jimicsi ah todobaadkii.
Laakiin jimicsiga qaar ayaa ka fiican inaadan waxba samayn, cilmi-baaraya asha ka socda Jaamacadda Cambridge ayaa sidaasi sheegay.
NHS waxay ku talinaysaa in qof kastaa sa meeyo 150-300 daqiiqo oo dhaqdhaqaaq jireed ah kaas oo kor u qaadaya garaaca wadnaha tod dobaad kasta ama 75-150 daqiiqo oo jimicsi xo og leh todobaadkii, taas oo kugu adkeynaysa neefsashada.
Kooxdan cilmi-baariseed waxay eegeen bo qollaal daraasadood oo hore oo ku saabsan faa'Iidooyinka jimicsiga jirka waxayna ku soo gabagabeeyeen in xitaa kala bar la sameeyo qaddarka lagu taliyey ay ka hortagi karto 20-kii kiisba mid ka mid ah cudurrada wadnaha iyo ku dhawaad mid ka mid ah 30 kiis ee kansarka.
Taasi waxay u dhigantaa 75 daqiiqo asbuucii - ama 11 daqiiqo maalintii oo aad sa meyso dhaq-dhaqaaq baaskiil wadid ah, socodka degdega ah, socodka caadiga ah, qoob ka ciyaarka ama ciyaarta tennis-ka.
Jimicsiga joogtada ah waxa uu yareeyaa dufanka jirka iyo cadaadiska dhiigga
Qoraalka sawirka,
Jimicsiga joogtada ah waxa uu yareeyaa dufanka jirka iyo cadaadiska dhiigga
"Waa inaad dareentaa inaad dhaq-dhaqaaq samaynayso, ka dib wadnahaagu si dhakhso ah ayuu u garaacmi doonaa, laakiin Khasab ma ah inaad dareento ne efta," ayuu yiri Dr Soren Brage, oo hoggaaminayay cilmi-baarista.
Inaad sameyso jimicsiyadaasi ayaa ku filan inaad yareeyso khatarta ah inuu kuu gu dhaco cudurrada wadnaha iyo istaroogga 17% iyo kansarka 7%, natiijooyinka ayaa sidaas soo jeedinaya.
Jimicsiga joogtada ah waxa uu yareeyaa dufanka jirka iyo cadaadiska dhiigga halka uu sidoo kale wax u leeyahay jirdhiska, hurdada iyo caafimaadka wadnaha mustaqbalka fog.
Faa'iidooyinka jimicsiga ayaa xitaa si weyn wax uga tara qaar ka mid ah noocy ada kansarrada gaarka ah, sida madaxa iyo qoorta, gastric, leukemia iyo kansar ka dhiigga, laakiin waxaa la ogaaday inuusan wax badan ka tarin kansarka ku dhaca sambabada, beerka, mindhicirka iyo naasaha.
Qof kastaa uma fududa inuu sameeyo jimicsiga ay ku talisay hay’adda NHS-ta oo saddexdii qof laba ka mid ah waxay sheegaan inay sameeyaan wax ka yar 150daqiiqo (2.5 saacadood) oo jimicsi dhexdhexaad ah iyo in ka yar hal 10kiiba waxay sameeyaan in ka badan 300 daqiiqo (shan saacadood) toddobaadkii.
"Haddii aad ogaato in 75 daqiiqo todobaadkii la maareyn karo, markaas waxaad isku dayi kartaa inaad si tartiib tartiib ah kor ugu qaaddo qaddarka buuxa ee lagu taliyey," ayuu yidhi Dr Brage.
Falanqaynta, oo ku jirta Joornaalka Ingiriiska ee Isboortiga, waxay eegtay cilmi-baaris hore oo la daabacay oo ku saabsan faa'iidooyinka jimicsiga ee ku dhawaad 100 daraasadood oo waaweyn iyo ku dhawaad 200 oo maqaallo ah oo dib loo eegay si loo helo caddeyn guud.
NHS-ta waxay ku talinaysaa in dadka waaweyn ay sameeyaan waxqabadyo xoojiya murqaha laba jeer toddobaadkii.
Yoga, pilates, qaadista culeyska, beerista culus iyo qaadista bacaha wax lagu soo iibsado ee culus, dhamaantood waa la xisaabiyaa.XIGASHO:-BBC
"ROBOT AYAA SANADO KADDIB QABAN DOONA HOWSHA GURIGA” ROBOT
Muddo toban sano gudahood ah, ilaa 39% waqtiga lagu bixiyo howsha guriga iyo daryeelka dadka ayaa waxaa qaban doona mashiinnada robot-ka, sida ay sheegayaan khubarradu.
Baarayaasha ka soo jeeda dalalka UK iyo Japan ayaa 65 khubarrada robot-ka weydiiyay inay saadaaliyaan heerka suurtogalnimada in howlaha guriga ay qaban doonaan mashiinnadaas toban sano hadda kaddib.
Khubarrada ayaa saadaaliyay in dukaameysiga khudradda ay noqon doonto waxa ugu badan ee ay mashiinnadan qaban doonaan, halka daryeelka carruurta amaba dadka waaweyn ay noqon doonto waxa ugu yar.
Daraasaddan ayaa waxaa lagu daabacay joornaalka PLOS ONE.
Baarayaasha Jaamacadda Oxford iyo Ochanomizu University oo Japan ku taalla ayaa doonayay inay ogaadaan saameynta ay robot-yadu ku yeelan karaan shaqada guryaha ee aan lacag lagu bixin: "Haddii robot-yadu ay la wareegaan shaq ooyinkeenna, sidoo kale ugu yaraan ma qaadi doonaa n khashinka?” ayay su’aaleen.
Robot-yada shaqooyinka guryaha loogu talo-galay, sida kuwa nadiifiya roogagga, "waxay noqdeen kuwa ugu soo saarista badan uguna iibka badan dunida", ayay yiraahdeen baarayaashu.
Kooxdan ayaa 29 khubarro ku sugan UK iyo 36 ku sugan Japan weydiiyay saa daashooda ku aaddan robot-yada guryaha.
Baarayaasha
ayaa ogaaday in ragga ku nool Britain
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 2-DA MAARSO 2023-KA-KA
..