Villa Somaliya Oo War Ka Soo Saartay Safarka Xasan Sheekh Uu Ku Gaaray Kismaayo

0
Wednesday March 01, 2023 - 20:10:20 in Wararka by
  • Visits: 209
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Villa Somaliya Oo War Ka Soo Saartay Safarka Xasan Sheekh Uu Ku Gaaray Kismaayo

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland, waxaana si diirran ugu soo dhaweeyeen Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo boqolaal ka mid ah shacabaka magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha ayaa u kuur-galaya xaaladda deegaannada Jubbaland, isagoo mudnaan siinaya dardar gelinta wajiga labaad ee xoreynta dalka oo qorshuhu yahay in argagixisada Alshabaab laga saaro deegaannada ay ku dhibaateynayaan shacabka Soomaaliyeed ee Jubbooyinka, Shabeellada Hoose, Bay iyo Bakool.

Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa inta uu ku sugan yahay Kismaayo waxa uu ka shaqeynayaa xaqiijinta Jubbaland heshiis ah, fidinta gogol mideysa dadka deegaanka iyo dhagaysiga talooyinkooda ku aaddan dowlad dhiska Soomaaliya iyo horumarka dalka.

villa somaliya oo war ka soo saartay safarka xasan sheekh uu ku gaaray kismaayovilla somaliya oo war ka soo saartay safarka xasan sheekh uu ku gaaray kismaayovilla somaliya oo war ka soo saartay safarka xasan sheekh uu ku gaaray kismaayo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip