HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 1-DA MAARSO 2023-KA-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo shacab ka Xamar oo qarka u saaran ‘kala dhimasho’
Magaalada Muqdisho guri iyo goob ganacsi oo aan la canshuurin ma jiraan, haddana guri iyo goob ganacsi oo bad-qaba ma lahan.
Shirqoolka, dilalka tooska ah iyo afduubka gabdhaha yar yar ay aa caadi ka noqday magaala da Muqdisho dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay.
Dhaca xilliga habeenkii ah wuxuu waqti dhe er ahaa taxane soo jireen ah. Magaalada wax aa ka dilaacay burcad wajiyo badan.
Maalin walba daawasho aan la jecleysanin ayaa la daawanaya ilmada waalid caruurtoodii la dilay. Ilintooda waxaa ku lamaansan cadaal ad ayaa rabna iyo dowladda wax ha noo qaba to, laakiin cid u jawaabeysa majirto.
Masuuliyad darro weyn ayaa ka jirta magaalada ugu dadka iyo dhaqaalaha badan Soomaaliya. Dadweynuhu waa u dulqaadan la’ yihiin meydadka ay maalin walba xabaalayaan. Xamar waxaa ku dilaya Al-Shabaab, Ciidanka Dowladda, Daacish, waxaa kale oo hadda ku soo biiray burcadan la baxday ciyaal-weero.
Maamulka gobolka Banaadir ayaa u muuqda inuu si weyn ugu fashilmay wax ka qabashada adeegyada aas-aasiga ah ee caasimada sida; bilicda, amniga, kaalmada caafimaadka, midda waxbarashada, shaqo abuurka iyo inuu shacbiyad u sameeyo dowladda.
Inay shacabka caasimada iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kala dhintaan hadda meel majirto, sababta oo ah dareenku kuma siin ayo dil afar jiho kaga socda iyo bixinta baad sad dex dhinac ah, iyo weliba canshuur kugu waajib ah oo aan haddana lagu adeegayn.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud su’aa sha ugu weyn ee ay shacabka jawaab teeda ka sugayaan waa cidda qaadeysa masuuliyada guul-darada dhinac walba ee ka muuqata mag aalada Muqdisho.
Hay’addaha garsoorka iyo laamaha amniga weli ma muujin wax ka qabasho u dhiganta dhib aatada taagan. Dadka caasimada degan weli waxay bixinayaan canshuur aan laheyn difaac iyo adeeg dowladeed midna.
Lamana yaqaano inta ay sii socon karto can shuur bilaa adeeg ah, haddii aanay dowladda la imaan isbedel muuqda waqtiyada soo aadan.By:-Abdullahi Osman Farah
Ururka Iskaashiga Islaamka oo deegaan nada lagala wareegay AS ka hirgelinayo mashaariic horumarineed.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaa mka oo uu hoggaaminayey Kaaliyaha Xoghay aha Guud ee Arrimaha Siyaasadda, Danjire Yo usef Muhammad Aldobeay.
Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Yousef ayaa ka wada hadlay xoojinta xiri irka iyo wadashaqe ynta lab ada dhinac, ga ar ahaan ka alinta ururku ka qaadanayo u gurmad ka dad ka ay abaaruhu saameeyeen iyo xasillin ta deegan nada dhowaan lagala wareegay Al-Shabaab.
Dhanka kale Wasiirka 1aad ee Xukuumadda Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyey garab ist aagga ay Ururka Iskaash iga Islaamka OIC u muujinayso shacabka Soom aaliyeed iyo kaalin ta ay ka qaataan gurmad iyo arrimaha ku saabs an Bini’aadannimada.
May be an image of 3 people, people sitting and suit Xoghayaha Guud ee Arrimaha Siyaasa dda, Danjire Yousef Muhammad Aldobeay ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyay kulankan ayaa tilmaamay sida degdegga ah ee ay u soo ajiibeen baaqii dowladda Soomaaliya ee ku aad danaa arrimaha bini’aadanimada iyo gurmadka deegaannada lagala wareegay Alshabaab, kuwaas oo laga hirgelinayo mashaariic horum arineed.
Maamulka gobolka Banaadir oo ka had lay shaqaaqo Habeen hore dhexmartay ciidamo dowladda kawada tirsan
Ugu yaraan 5 ruux oo isugu jira shacab iyo ciidan ayaa ku geeriyooday shaqaaqo israsaa sayn ah oo Habeen hore isgoyska Siinaay ku dhexmartay ciidamo ka wada tirsan kuwa dow ladda Soomaaliya.
Guddoomiyihii degmada Yaaqshiid ayaa ku dhaawacmay shaqaaqadan kadib markii ay isku dhaceen ciidamadiisa iyo kuwo ku sugnaa isgoy ska Siinaay.
Ciidamada ayaa isku adeegsaday hubka nu ucyadiisa kala duwan sida qo riga baasuukaha, iyagoo ku sugnaa shacabka dhexdiisa.
Guddoomiyaha gobolka Ba naadir Yuusuf Xus een Jimcaale Madaale ayaa sheegay in xabsiga la dhigay ciidamada ku lugta lahaa falkaan, isa goo tilmaamay in cadd aalada la horkeenayo.
Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in falalka nuu caan oo kale ah ay kusoo bateen magaalada Muqdisho islamarkaana si macno darro ah maa lin walba ay ugu dhintaan dad shacab ah oo aan waxba Habeen horesan.
Senatarrada Aqalka Sare oo meelmar iyay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyad eed ee Cayiman,
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqal ka Saree, Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehli yay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Cabdulla ahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa Habeen hore shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 17-aad.
Ajandaha kulanka oo ahaa dhamaystirka doo da, Hindise Sharciyeedka Cunaqabataynta Maa liyadeed ee Cayiman, ayay Sanatarrada qaar ku soo bandhigeen fikrado iyo dood ku saabsa nayd in sharciga sidiisa lagu qaato.
Kadib markii la soo geba gebeeyay doodii sharciga, ayaa Satarrada qaar waxay soo gud biyeen Mooshin ku saabsan in Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, sidiisa lagu qaato, sidaas ayuuna goluhu ku meel mariyay sharc iga kadib cod loo qaaday.
Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, oo ay meel mariyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Aqalka Sare horkeen ay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Cilmi Maxamuud Nuur kaas oo galaha ka codosaday in ay meel mariyeen.
Sharcigaan ayaa noqonaya kii labaad ee Go laha Aqalka Sare ay meelmariyeen iyada oo 22 February 2023 ay meel mariyeen Hindise Shar ciyeedka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA, labadaan sharci ayaa waxa ay horyaal Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud la filayo in uu saxiixo maa lmaha soo socda.
Darwal Mooto Bajaaj oo Habeen hore lagu dilay magaalada Muqdisho
Askar ka tirsan ciidamada dowladda Sooma aliya ayaa Habeen hore si bareer ah dil ugu geystay Laami yaraha Zoobe ee magaalada Mu qdisho wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeyaanayay Mooto Bajaaj.
Wiilka la dilay ee ku shaqeysanayay Mooto Baj aajta ayaa magaciisa lagu sheegay Mahdi Diir iye Aadan, kaasoo ay toogasho ku dil een ciidamo ka tir san dowladda oo marayay wadada oo ilaalo u aheyd masuul ka tirsan dowladda oo saarna gaari nooca aanan xabada karin.
Dilka marxuumka kadib waxaa goobta ka dhacay banaanbax cabasho ah oo ay sameey een dhalinyarada kale ee bajaajta ku shaqeys ata oo xiray isku socodka wadadaasi, iyagoona ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya inuu wax ka qabto dhibaatada ciidamada dowladda ay ku hayaan dhalinyarada Bajaajleyda.
"Aniga 10 daqiiqo ka hor ayaan soo bixiyay 15 doolar oo ah lacagta Canshurta oo aan ka imid gobolka Banaadir, hadana waxaan la ku lmay dilka walaalkey, marka sidaan Cadaalad mahan in lacagta aan bixinay rasaas lagu gado maalin walba in nalagu dilo" ayuu yiri mid ka mid ah Wadayaasha Mooto Bajaajta Muqdisho.
Dilalka ay askarta dowladda u geystaan dha linyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta ayaa mudooyinkii dambe ahaa kuwa si aad ah ugu soo kordhaayay magaalada Muqdisho.
Amniga Muqdisho Oo Faraha Kasii Baxa ya, Xili Kudhowaad 15 Qof Lagu Dilay Caasimadda
Amniga magaalada caasimadd ah ee Muq disho ayaa faraha ka sii baxaya, iyadoo joogta ay ka noqdeen dilalka ka dhaca magaal adan.
Wax ka yar 24 saac, xaa fado ka tirsan magaalada Muqdisho waxaa lagu di lay dad badan oo isugu ji ra askar iyo shacab, iya doo dowladda ilaa iyo haat an aysan qaadin talaabo ay uga falcelineyso habacsanaantaasi amni.
Dhacdadii ugu argagaxa badneyd waxa ay Habeen hore ka dhacday Isgoyska Siinaay, halkaasoo ay ku wada dagaalameen ciidan uu watay gudopmiyaha degmada Yaaqshid Sule ymaan Fargax iyo ciidan Nabad Sugida ka tir san oo bar kontrol halkaasi kulahaa.
Goobta waxaa ku geriyooday kudhowaad 10 ruux oo shacab u badnaa, waxaana khasaar aha ugu badan ka dhashay qoriga Sabanka ama Baasuukaha oo uu askari riday, taasoo shacab 6 ruux gaarayay ay ku geeriyoodeen, waxaana dagaalkaasi ku naf waayay 3 askari oo laba NISA ahaa.
Rag hubeysan ayaa xaafadda Taleex ee de gmada Hodan Dorraad Habeen hore ku dishay saddex askari oo dhar cadda NISA ka tirsan, ku waasoo toogashada kadib goobta isaga baxsat ay, Shabaab ma sheegan dilkaasi waxaana soo baxaya tuhun ah in ciidan kale oo dowladeed ay falkaasi ka danbeeyaan.
Ciidamadda dharcadka ee degmada Waab eri ayaa iyaguna qof shacab ah oo ay ka shakiy een Dorraad ku dilay degmadaasi, iyadoo dilka asi warbaahinta aysan si weyn uga hadal.
Duhurnimadii Habeen hore, askari boolis ah ayaa degmada Wadajir ku dilay wiil wade ka ahaa Mooto Bajaaj, iyadoo wadayaasha Moota Bajaajta ay mudo kooban hakiyeen wadada xiriirisa Banaadir ilaa Soobe, waxeyna dalbanay een in cadaalad uu helo marxuumka la dilay.
Shacabka magaalada Muqdisho ayaa ma daxda dowladda ku eedeynaya iney ka gaabi yeen iney la xisaabtamaan cida leh mas’uuli yada dayaca amni ee magaaladan ka jira, wax aana laga dalbanayaa iney tilaabo deg deg ah
qaadaan.
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Uganda uga qaybgalaya shirka xeer ilaaliyaasha bariga Afrika
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Sule y maan Maxamed Maxamuud oo ka qeyb galay shir sanadeedka 10-aad ee ururka xeer ilaal iy aasha bariga Afrika oo ka dhacay dalka Uga nda.
Waxaa Habeen hore maga alada Kampala ee caasima dda Uganda ka furaymay shir sannadeedka 10-aad ee ur urka xeer ilaaliyaa sha bar iga Afrika oo sanadkan ay marti galiney so dowladda Uganda.
Shirkan oo ay ka qeyb galayeen dolwdaha xub naha ka ah urur gobaleedka xeer ilaaliyaasha bariga Afrika(East Africa Asso ciation of Pros ecutors ) ayaa dowladda Soomaaliya oo shirka lagu casumay waxaa ku matalaya xeer ilaali yaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxa med Maxamuud.
Dr Suleymaan oo la hadlay warbaahinta Qa ranka ayaa sheegay in Soomaaliya ahmiyad gooni ah u leedahay ka qeyb galka shirkan, asi goona xusay in shirka lagu soo bandhigay sida wadamada ku bahoobay ururkan u kala faa’I deysan lahaayeen tababarada qibradaha shaqo iyo la dagaalanka dadka danbiyada geysta.
Urur goboleedka xeer ilaaliyaasha bariga Afrika (East African Association of Prosecu tors ) oo ay ku mideysanyahiin ilaa iyo 11 wad an ayaa la filayaa in dhawaan ay ku biirto dowl adda soomaaliya, waxaan hadda muuqaneysa in laamaha kala duwan ee dolwadda lagu casu umayo shirarka sanadlaha ah ee urur gobole edyada kala duwan ee bariga Africka.
Kulan sagootin ah oo Habeen hore muqdi sho loogu sameeyay wafdi ka socday ururka Iskaashiga waddamada Islaamka
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo xiriirka Caalamiga ah ee XFS, Abshir Jaamac Huruuse ayaa sheegay in Habeen hore ay ku lan casho sagootin ah u sameeyeen wafdi ka so cday ururka Iskaashiga waddamada Islaamka
oo soo gabagabeeyay booqasho sadex maalm ood ah oo ay dalka ku joogeen, iyagoo intii ay
dalka ku sugna ayeen na booqday xarumo do wladdeed ookala duw an.
Wafdigan oo uu hoggaaminayay Kaaliyaha
Xoghayaha Guud ee Arrimaha Siyaasadda, Da njire Yousef Muhammad Aldobeay ayaa kulamo la qaatay qaar ka mid ah Madaxda sar sare ee dalka, iyagoo u kuurgalay saamaynta ay reebe en abaarihii dalkeenna ka dhacay dhowrkii sano ee la soo dhaafay.
Wasiir Huruuse ayaa sheegay in qodobba da ugu muhiimsan ee ajandaha shirka Wasiirr ada Arrimaha Dibedda wadamada Islaamku ku yeelan doonaan waddanka Muritaaniya bisha soo socota ee Maarso ay ka mid yihiin taage eridda dadka Soomaaliy eed ee abaaraha iyo colaaduhu saameeye en iyo in Soomaaliya loo muujiyo garab istaag dhab ah.
"Qodobada ugu muhiimsan ee ajandaha shirka Wasiirrada Arrimaha Dibedda wad ama da Islaamku ku yeelan doonaan waddanka Muritaaniya bisha soo socota ee Maarso waxaa ka mid ah taageeridda dadka Soomaaliyeed ee abaaraha iyo colaaduhu saameeyeen”.
Booliska Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay eedeysane dhaawac u geystay wade Mooto Bajaaj
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaali yeed, Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) ayaa shee gay inay gacanta ku dhigeen eedeysane dhaa wac u geystay wade mooto Bajaaj xilli uu mara yay agagaarka laami yaraha Zope ee maga alada Muqdisho. "Ciidanka Boliiska Soomaalye ed, ayaa gac anta ku haya ee deysanaha, waxaana ku socota baaris, wa xaa dhaw aan la hor geyn doonaa Ma xkamadda awoodda u leh si uu cadaalad da u wajaho” ayuu yi riAfh aye enka Boliis ka Soo maaliyeed oo la hadlay Wa rbaa hin ta Qaranka.
Qoraal kasoo baxay taliska Booliska Sooma aliyeed ayaa lagu sheegay in Habeen hore ab aare 10:30 Barqani mo, Degma da Wad ajir ee go bolka Ban aadir, Waaxda Gene ral Daa’uud, aga ga arka laami yaraha Zobe lagu dhaawacay, Cabdishakuur Cabdulla ahi Cabdi oo wade ka ahaa Mooto Bajaaj M9C 398, Wiilkaan oo 23 Jir ah ayaa la sheegay inuu degganaa degmada Warta nabadda, waxaana gar gaar Caafimaad u fidiyay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Dowladda Soomaaliya oo Habeen hore hub iyo saanad ciidan kala wareegtay dow ladda Mareykanka
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xuku umadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehlinaayay Taliyaha cii danka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Habeen hore dowl adda Mareykanka kala wareegay hub iyo saa nad ciidan.
Hubka iyo saanada ciidan oo ay dowladda Mareykanka ku wareejisay dowladda Soomaali ya ayay ugu tala gashay ciidanka Kumaandoos ka Danab ee Mareykanka uu sida gaarka ah u tababaro.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cab duqaadir Maxamed Nuur ayaa ka mahadceliyay hubka iyo saanada ciidan oo ay Habeen hore dowladda Mareykanka ku wareejisay.
"Guud ahaan dowladda Mareykanka waxaan uga mahadcelnaya Hubka iyo saanad ciidan aan kala wareegnay Habeen hore ,kaas oo muh iim u ah dagaalka aan kula jirno Khawaariijta Al-shabaab" ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga So omaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur.
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaa liyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf ayaa dhankiisa sheegay in hubka iyo saanada ciidan ay Habe en hore kala wareegeen dowladda Mareykanka inuu laf dhabar u noqon doono la dagaalanka Ururka Al-shabaab.
Odawaa Yuusuf ayaa uga mahadceliyay do wladda Mareykanka garab istaaga dhismaha ci idan iyo taageerada joogta ah ay la garab taag an yihin ciidanka dowladda gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab.
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal
Safiirka Soomaaliya ee dalalka Sacuudiga, Baxreyn iyo Jordan, Danjire Saalim Xaaji ayaa Habeen hore kulan miro dhal ah la yeeshay Md. Dr.Hisham Al-Jadhei, Mad axa Hay’adda Cuntada iyo Dawooyinka Sucuudiga.
Kulanka oo ka qabsoomay xarruunta dhexe ee hay’ad da ayaa labada mas’uul kaga hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa.
Safiirka ayaa dowladda Sacuudiga uga mahad caliyay ka qeyb qaadashada dadaal ada lagu horumarinayo dalka.
"Waxa aan ku faraxsanahay in aan kula ku lmay Md.Dr.Hisham Al-Jadhei, Madaxa Hay’ adda Cuntada iyo Dawooyinka Sucuudiga ee xarunta dhexe hay’addaasi.
Intii uu kulanka socday waxaan uga mahad celi yay Ra’iisul Wasaaraha xayiraadda uu ka qaa day Hilibka Xoolaha Soomaaliya, iyadoo ay ii dheertahay in dib u eegis lagu sameeyo xiriirka labada dal iyo ka wada xaajoodka arrimaha danta guud” ayuu yiri Danjire Saalim Xaaji.
DF oo shaacisay inay howlgal ku dishay seddax horjooge oo caan ah + Magacyada
Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay duqeyn lagu dilay xubno ka tirs anaa kooxda Al-shabaab oo saraakiil sare ay ku jiraan, duqeyntaan ayaa Habe en hore ka dhacday dega anka Buurweyn oo ka tirsan gobolka Hiiraan.
"Inta la xaqiijiyay 10 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo ay ku jiraan Horjoogayaal ayaa lagu dilay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo Na bad Sugidda Qaranka iyo Saaxiibada Caalami ga ah ay ka sameeyeen Deegaanka Buurweyn oo 23 KM Waqooyi Galbeed ka xiga Degmada Jalalaqsi,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya.
Sida lagu sheegay qoraalkaan howlgalkaan ayaa lagu beegsaday saraakiil sare oo dowlad da Soomaaliya ay sheegtay inay ku raad joog tay, kuwaas oo saarnaa Gaari uu leeyahay sar kaal lagu magacaabo Ibnu Bashiir.
"Ninkaan ayaa ahaa horjoogihii maleeshiya da ay khawaarijta ugu yeeraan Xisbada ee gob alka Hiiraan, wuxuuna xilligaas gaarigiisu taag naa meel fariisin u ahayd maleeshiyaad badan oo Khawaarij ah,” ayaa qoraalka dowladda lagu yiri. Qoraalka ayaa intaas ku soo daray, "Waxaa sidoo kale howlgalkaan lagu dilay Horjoogihii Guud ee Caafimaadka maleeshiyada ay ugu ye eraan xisbada Gobalka Hiiraan oo lagu maga caabi jiray Muxsin iyo Horjooge Anas oo ahaa Horjoogihii isla maleeshiyadaas u qaabilsanaa aagga Jalalaqsi.”
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ragaas lala dilay maleeshiyaad kale oo saarnaa ga ariga iyo kuwo joogay halka uu howlgalku ka dhacay.
"Howlgalkaan oo dhacay Habeen hore abaa ro 4-tii Habeen horenimo, ayaa waxaa wali soc da qiimaynta kama danbaysta ah ee khasaara ha Khawaarijta ku gaaray howlgalkaan,” ayaa la gu yiri qoraalka.
Ugu dambeyntii bayaanka dowladda waxaa lagu yiri, "Dowladda oo kaashanaysa Shaca bkeeda iyo Saaxiibada Caalamiga ah waxaa ka go’an ciribtirka Khawaarijta, waxaana Dowladdu mar kale uga mahadcelinaysaa shacabka Soo maaliyeed iyo Saaxiibada Caalamka doorkooda dagaalka ka dhanka ah khawaarijta.”
Kooxda Al-Shabaab ayaa weli ka dagaalame ysa qeybo ka tirsan gobolka Hiiraan, waxayna Buurweyn ku jirtaa deegaanada istaraatiijiga ah ee weli ku jira gacanta Al-Shabaab.
Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Awqaa fta oo sheegay in khawaarijtu ay gaajo ugu dhimanayaan keymaha
Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda Awq aafta iyo Arrimaha Diinta XFS, Maxamuud Ma callin Yaxye ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u sheegey in guulaha ay dagaalka ka ga arayaan ciidanka xoogga dalka iyo shacabka ay sababtay in Khawa ariijtu ay naftooda ula cararaan duurka fog oo gaajo iyo harraad ay ugu dhintaan.
Md, Yaxye ayaa intaasi ku daray in khawaarijtu ay markii hore gabbaad ka dhigan jireen shac abka, iyaga oo dhac , boob iyo dhibaatayn joog to ah ku hayay dadka masaakiinta ah, taas oo sababtay in shacabku ka hor yimaadaan isla markaana ay waayaan meel ay ku dhuuntaan.
Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda Awqaafta XFS, Maxamuud Macallin Yaxye ayaa dowla dda Soomaaliyeed usoo jeediyay in la dejiyo qorshihii loo wajihi lahaa godadka iyo dhufeysy ada ay khawaarijtu ka samaysteen keymaha dhexdooda maaddaama looga adkaaday weera rrada tooska ah.
Wuxuu ku taliyay in loo diyaariyo qorshe bal laaran, iyadoo la kaashanaya qubaro ku xeel dheer dagaalka godadka ee howdka si loo yar eeyo qasaaraha ka iman kara, isagoo tilmaam ay in haddii la fududeysto ay suurto gal tahay in ay iska soo abaabulaan keymaha iyo meelaha ay ku dhuumaalaysanayaan.
Ciidanka XDS iyo dadka deegaanka ayaa in dhowaalaba firxadka Khawaarijta ugu dhaadh acayay godad dhaadheer oo ay ka qoteen dhul ka howdka ah ee Galmudug iyo Hirshabeelle, markii looga awood roonaa day dagaalka toos ka ah.
Shirweynaha xalka waara ee heer Qaran oo galay maalintii labaad
Waxa Maalinti Labaad Magaalada Muqdisho ka socdo Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran, kaas oo uu halku-dhiggiisu yahay Tayey nta iyo isku-dubbaridka wax ka qabashada bar akaca, iyadoo loo marayo xal horumarineed.
Shirkan oo ay goob joog ka yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan DFS, qaar ka mid ah Wasiirrada Qorsheynta Do wlad goboleedyada dalka, Madax ka socota Safiirrada dalalka midowga Yurub ka jooga Soomaaliya’ xubno ka mid ah QM iyo Urur goboleedka IGAD’ gan acsato iyo Ururrada Bulshada rayidka ayaa uje edkiisu yahay sidii xal loogu heli lahaa dadka barakacayaasha ah ee ku nool Soomaaliya.
Qorshahan ayaa wax weyn ka tari doona maareynta kaalmada Bini’aadannimo ee tooska ah, kaas oo yarayn kara baahiya joogtada ah ee dadka barakacayaasha ah.
Jubbaland oo Janan iyo Fartaag ku eedeys ay dilka Bakaal Kooke iyo sarkaal kale
Maamulka Jubbaland u qaabilsan gobolka Gedo ayaa eedeyn culus dusha ka saaray siya asiyiin ka socota dowladda federaalka oo maa lmahaan ku sugnaa gobolkaas.
Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Gedo, ahna u qaabilsa naha arrimaha gobolka Gedo ee Jubbaland Cismaan Nuux Xaaji (Macalimu) ayaa ka hadlay shaqaaqadii Dorraad ka dhacday garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow.
Macalimuu ayaa sheegay in Senator Fartaag iyo Cabdirashiid Janan siyaasiyiinta ay hoggaam inayaan ee gobolka Gedo ku sug an ay ka dambeeyeen dilalkii loo geystay sarakiil ay ku jiraan Tal iyihii NISA Bakaal Kooke iyo taliyihii sariirtiisa qaraxa loogu xiray ee ururka Beledxaawo.
"Wasiirradii hore iyo Senatorka markii ay go bolkaan yimaadeen waxaa dhacay dilal aan caadi aheyn, saraakiishii gobolka ka shaqeyney say ayaa la dilay, waxaana la dhihi karaa ay agaa ka dambeeyey dilalkaas, hadana waxay bilaabeen fowdo kale,” ayuu yiri guddoomiye Macalimuu.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in siyaasiyiin taas ay hadda doonayaan inay xero ciidan ka dhisaan degmada Baardheere "Waxaan u mah ad celinayaa shacabka reer Baardheere oo dii day in xeryo ciidan ay ragaasi halkaas ka fura an, waa mahadsan yihiin odayaasha reer Baar dheere,” ayuu yiri Macalimuu.
Siyaasiyiintaas ayaa sheegay inay gobolka ka abaabulayaan ciidan macawiisley ah oo ay sheegeen inay Shabaab uga xoreyna yaan Bu’ aale, "Ciidan aysan Jubbaland iyo dowladda dhexe ka war qabin ayey rabaan inay aas-aas aan, raggaas waxaan leey ahay dowladda dhe xe wax haka qabato,” ayuu hadalkiisa ku sii da ray Macalimuu.
Jubbaland ayaa Janan iyo Fartaag ka cods atay inay joojiyaan kala furfurka iyo abaabulka ay ka wadaan gobolka Gedo, maadaama ay wax ka soo dhiseen maamulka Jubbaland.
"Haddii ay baaqeena maqli waayaan, dowla dda waxaan ka rabnaa inay qaado tallaabo deg deg ah, hadii ay ka qaadi weysana anagaa ka qaadeynaa,” ayuu yiri guddoomiye Macalimuu oo Jubbaland wakiil uga ah gobolka Gedo.
Sidoo kale Macalimuu wuxuu ka hadlay sha qaaqadii Dorraad ka dhacday Doolow iyo kiiskii ka horeeyey ee maxkamadeyntiisa la isugu teg ay halkaas.
Macalimuu ayaa sheegay in dadka reer Doo low ee Dorraad dagaalamay ay qaldanaayeen oo dowladda iyo maxkamadda ciidamada ay ku qanacsan yihiin, maadaama uu Doolow tegay Shuute, wuxuuna madaxweynaha iyo maxkam adda ka codsaday in kiiskaas cadaaladda la ma rsiiyo oo sarkaalkii ninka dilay la toogto.
"Shaqaaqadii Dorraad ka dhacday Doolow waxaa ka dambeeyey oo shacabka abaabulay nimankaas siyaasiyiinta ah, Gedo qas kuma jiri karto waana iska qaba doonaa nimankaas, ca daalad uma dhimana kiiskaas hadii Shuute Ge do yimid, waxaana maxkamaddalaga rabaa in ay baaritaan ku sameyso oo la maxkamadeeyo ragii Dorraad soo abaabulay shaqaaqada,” ay uu hadalkiisa ku sii daray.
Hoos ka daawo
Puntland oo caddeysay mowqifkeeda ku aaddan colaadda Laascaanood
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Eng. Max amuud Caydiid Dirir ayaa bidhaamiyay hal ka ay Puntland ka taagan tahay dagaalka, tan iyo 6-dii bishan ka socdo Magaalada Laascaanood.
Wasiirka ayaa marka hore meesha ka saaray eedeynta Somaliland, ee ah in Dowlad Gobol eedka Puntland ay qayb ka tahay dagaalka Magaalada Laascaanood.
"Eedaha Somaliland aad bay u badnaayeen oo lama xisaabin karo, horey ayay Isimada ugu sheegeen argagixiso, horey ayay dadka shacabka ah oo ay marna yiraahdaan waa dadkay aga ugu sheegeen argagixiso. Marka eedahooda inaanay waxba ka jirin caalamka oo dhan baa bartay, dadka Soomaaliyeed oo dhan baa bartay, iyaga ayay ku kooban tahay eedooda, iyagaa afkooda marba dhinac u bedela, oo marna yiraahda dad ku waa Al Shabaab, marna yiraahdaan waa fed eraalkii. Federaalka ayay ku eedeeyeen, Pun tland bay ku eedeeyeen, Al Shabaab bay ku ee deeyeen, haddana waa dadkayagiiyoo khilaaf na dhex maray oo waanu heshiin karnaa bay yir aahdeen, Madaxweynahoodaa afkiisa ka yiri. Marka hadalkaas waa hadal aan waxba ka jirin oo iyaga ku kooban.” Ayuu yiri Wasiirka War faafinta Puntland.
Wasiirka oo BBC la hadlay ayaa tilmaamay inaanay Puntland haba yaraatee wax lug ahi ku lahayn dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Somalila nd iyo kuwa deegaanka. Wasiir Dirir ayaa dhan ka kale iftiimiyay in mowqifka Puntland uu yah ay in dadka reer SSC (Sool, Sanaag iyo Cayn) loo ogolaado xuquuqdooda aasaasiga ah, laga na daayo dagaalka, isla-markaana ay Somalil and ka baxdo dhulka dadkaasi.
"Annaga mowqifkayaga waxaa weeye dadka as Gobolada SSC ku nool in loo ogolaado xuq uuqdooda aasaasiga ah, yacni oraneysa qofku inuu xaq u leeyahay inuu hadli karo oo dantiisa sheegan karo, ka tashan karo mustaqbalkiisa go’aana ka gaari karo. In dagaalka laga daayo dadkaas, Somaliland in dadkaa dhulkooda uga baxdo oo xorriyadooda u ogolaadaan, inay u nooladaan sida bani’aadamku u nool yahay in ay u noolaadaan. Wixii iyagu ay doonayaan in ay ka tashadaan, annagu mowqifkayagu waa kaa weeye.” Ayuu yiri Wasiir Dirir. Somaliland ayaa marar badan Puntland ku eedeysay in ay sii hurineyso xiisadda ka taagan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool
Mareykanka Oo 5 Milyan Oo Dollar Dul Dhigay Afhayeenka Guud Ee Al-Shabaab
Mareykanka ayaa markii u horreysay abaal marin gaareysa 5 milyan oo dollar dul dhigay Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Cali Maxa muud Raage (Cali Dheere) Barnaamijka Abaal Marinta Cadaaladda ee Waaxda Arrimaha Dibad da Mareykanka ayaa sha acisay in Cali Dheere uu ku lug lahaa qorsheynta weeraro argagixiso oo ka dhacay Soomaaliya iyo Kenya.
Afhayeenka Shabaab Cali Dheere ayaa kamid ah saraakiisha sar sare ee kooxda Shab aab, iyadoo uu badanaa ka soo muuqdo warba ahinta kooxdaasi isagoo ku faanaya weerarada kooxdaasi oo ay dadka shacabka ah ku laaya an. Cali Dheere dhowr jeer oo hore ayaa loo sheegay in la dilay, walow wararkaasi ay been abuur noqdeen
Somaliland oo lagu eedeeyay in ay bee gsat ay isbitaalka wayn ee Laascaanood
Afhayeenka Guddida 33-ka ayaa Ciidam ada Millateriga Somaliland ku eedeeyaay in uu duq aymo la beegsaday Isbitaalka Wayn ee Laasca anood, Somaliland ayaa dhanke eda beenisay.
Caaqil Cabdirisaaq Maxamed Xasan Fallaa lug, ayaa sheegay in madaafiic meel fog laga soo ri day ay ciidamada Somaliland la beegsadeen is bitaalka Laascaanood.
"Khasaaraha ay Habeen hore gaysteen oo la yaabka lihi waxa weeyaan, Habeen hore wax ay duqeeyeen dhakhtarkii waynaa, oo ay ku dhufteen madaafiic meel fog kasoo tuurayaan, waxay dhibaato wayni ku dha cday dhaawicii yaalay" ayuu yidhi Falla alug.
Waxa kale, oo uu ciidamada ku eedeyay in ay afduubteen shaqaalihii warshahada lay dhka ee Laascaanood, isaga oo sheegay in ay taasi keeni karto in isbitaaladu waayaan koronto ay is ticmaalaan, isla markaana dhibaato soo gaadho bukaanka.
Xukuumada Somaliland ayaa iyadu dhankee da beenisay in ciidankeedu ay beegsadeen isbit aalo iyo goobaha adeega dadwaynaha, iyada oo ku tilHabeen horey been la doonayo in lagu dilo sumcada ciidamada millateriga.
Somaliland duqayamaha loo gaysanayo go obaha adeega dadwaynaha ayay ku eedeeysay inay gaysanayaan kooxo wajiyo badan oo hu wan ah, kuwaasi oo ciidankeeda dagaal kula jira.
Ogoow hal sabab oo dagaalka Laascaa nood loo soo afjari la’yahay
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mu use Biixi Cabdi, ayaa todobaadkii hore ku dha waaqay inuu dirayo odayaal beeleed si ay u soo afjaraan colaadda ma gaaladda Laascaano od. Hase ahaatee, wa x-garadka iyo odayaa sha xarunta gobolka Sool ayaa waxayy da lbadeen in Somaliland ay ciidamadeeda kala ba xdo, taasoo ay shuruud uga dhig een wadah adal.
In kasta oo ay jiraan baaqyo nabadeed iyo dadaallo caalami ah, jawi colaadeed ayaa wali muuqanaya taasoo illaa haatan galaafatay 100 ruux, sida ay Warqaad u sheegeen dadka deg aanka iyo isbitaallada.
Afhayeennada labada dhinac oo u waramay warbaahinta ayaa hawada isku-mariyey eedey mo aan caddeymo sugan loo hayn taasoo qeyb ka ah dagaalka dhinaca saxaafadda ee labada daraf.
Afhayeenka Madax-dhaqameedka Laascaa nood, Garaad Cabdikariim Cali, ayaa xusay in Ciidanka Somaliland ay "dambiyo dagaal, xas uuq iyo xadgudubyo bini’aada nimo ay geys teen”.
Isagoo ka jawaabaya hadalaas, Afhaye enka Ciidanka Somaliland, Cabdi Dheere, ayaa tib aaxay "in maleeshiyaad deegaanka ah oo taage ero ka helaya Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen saldhigyada ciidamada Somaliland”.
Hase ahaatee, illo madax-banaan ayaa xaqiij inaya in labada daraf uu khasaaro nafeed iyo mid maaliyadeed uu kasoo gaarey iska-hor-im aadyadda soconaya bilooyinkii lasoo dhaafay.
Dhakhaatiirta iyo cisbitaallada Laascaanood ayaa toddobaadkan sheegay in 105 qof ay ku dhinteen dagaalka sadd exdii toddobaad ee u dambeeyayna ay ku dhaawacmeen 602 qof.
Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas ay aa sheegtay iskahorimaadka Laascaanood ka dhacay ay ku dhinteen ugu yaraan 150 qof, in ka badan 600 oo kalena ay ku dhaawacmeen tan iyo 6-dii February.
Weriyaha Warqaad oo tagay magaaladaas ayaa sheegay in dagaalku uu sii kordhay tod dobaadkan, iyadoo labada dhinac ay qodeen dhufeysyo ay ku difaacayaan goobahooda, iy adoo madaafiicda iyo taangiyada ay ku garaa cayeen magaalada oo dhan.
Isbadalka ugu weyn ee todobaadkan la diiwaan-geliyey ayaa ah in ciidanka Somaliland ay faarujiyeen xerada Guulwad ayaasha halkaa soo ahayd bartilmaam eedka xoogaga degaan ka tan iyo bilowgii dagaalka.
Somaliland ayaa talaabadan ku qeexdey "di b-u-gurasho” halka xoogaga degaanka ay ku til maameen "guul weyn oo u soo hooyatay halgan kooda”. Sikastaba ha ahaatee, deganaanshiyo aan buurneyn ayaa jirta.
Somaliland oo ‘qaran dumis’ u Aqoonsa tay Cabdirisaaq Khaliif kadib go’aan kiisa
Xukuumadda Somaliland ayaa guddoomi ya ha Golaha Wakiiladda Somalil and Cabdirisaaq Khaliif u aqoonsatay wax ay ugu yeertay "Qaran-Du mis” kadib markii uu Axa ddii eedeyn culus u jeediy ay maamulka uu hogg aamiyo madaxweyne Muuse Biixi.
Wasiirka warfaafinta Somaliland oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Cabdirisaaq Kha liif uu inbadan isku dayay inuu qaranka khiya amo, isaga oo ku eedeeyay in dhibtii ka taag neyd Laascaanood uu sii laba jibaaray.
"Cabdirisaaq Khaliif waxa uu cadeystay fikirkiisa uu kaga horjeedo qarannimada Jamhu uriyadda Somaliland, in badan waxa uu isku da yey inuu qaranka Khiyaamo, wuxuu noqday qofka kaliya ee dhibkii meesha taallay sii laba ji baara, weligiina wax Qaranka dan u ah kumuu talin,” ayuu yiri Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore.
"Hantidii halkan looga dhiibay Cabdirisaaq Khaliif ee madaxweynuhu u dhiibay ee loogu tal a-galay in mushkiladda lagu xaliyo ayuu u ist icmaalay inuu dhanka kale shidaan iyo rasaas u siiyo.”
Wasiir Koore ayaa waxa uu sheegay in Ca bdirisaaq Khaliif uu dhamaan kasoo horjeestay dhaartii uu kal hore u maray reer Somaliland "Wixii u dhaartay ee Qaranka wuu kasoo horje estay. Meeshii laga rabay in uu xal keeno oo uu dhex-dhexaadiyo dowladda iyo dadka wuxuu la saftay dhan, hadaladiisa ayaa markhaati idin ka ah ee ma ahan wax aan odhanayo.”
Waxa kale oo uu ku eedeeyay in Khaliif uu kamid ahaa dadkii wax kasoo dhisay dowladda federaalka Soomaaliya, weligiina uu hagar-daa mo ku hayay Somaliland.
"Wuxuu haddimo aan loo aaba-yeelin ku sam eeyay ciidanka Qaranka iyo Khiyaamo-Qaran oo uu ka galay dadka iyo dalka Somaliland. Waa in uu xilka si toos ah iskaga casilo qoddo badii uu ku ahaa guddoomiyaha Golaha Wakiil ada dhamaantood wuu jabiyay.”
Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in ka xukuumad ahaan isku dayeen waxkasta oo hoos u dhigi kara xiisadda taagan.
GOLAHA AMMAANKA OO KULAN XASAASI AH KA YEESHAY SOMALIA
Guddiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan la-socodka cuna-qabat eynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa yee shay kulan xasaasi ah, kaasi oo ay doodayeen hubka sida sharci darrada ah isaga kala goosha Soomaaliya iyo Yemen.
Kulankan ayaa sidoo kale waxay guddiga iskula qaateen in cuna-qabateyn lagu soo rogo dadka dhib aatada ku ah nabadda iyo amniga Soomaaliya, taasi oo lagu saleynayo istarati ijiyadda dowladda ee ah in Al-Shabaab lagu wiiqo millateri ahaan iyo ka hortaga fikirkeeda di imeed.
Guddiga ayaa waxay sheegeen inay sii wadi doonaan baaritaanka illaha dhaqaalaha ee koo xda Al-Shabaab, kuwaasi oo ay ku jiraan dhaq aalaha badan ay ka helaan dekeddaha ku ya alla Muqdisho, gaar ahaan tan caasimada Mu qdisho iyo ka ganacsiga dhuxusha.
Golaha ammaanka ee QM ayaa sidoo kale waxa uu ku booriyay dowlad-goboleedyada dal ka inay dhaqan-geliyaan go’aannada golaha ee ka hortagga maal-gelinta argagixisada.
Go’aanadan ayaa waxaa ku jira tallaabooyin lagu xakameynayo awoodda kooxda Al-Shaba ab ee ah inay helaan lacag, hub iyo taageero kale, oo la xiriirta howlahooda argagixiso.
Horraantii sanadkan ayay aheyd markii ay ciidamada Mareykanka qabteen doon maraysay biyaha caalamiga ah ee u dhaxeysa Iran ilaa Ye men, taasi oo siday in ka badan laba kun oo qor yaha loo yaqaano AK-47.
Inta badan hubka sharci darrada ah ee la soo galiyo gudaha Soomaaliya ayaa waxaa la soo mariya dhinaca Badda, waxaana la rumey san yahay in hubka u badan ee kooxaha xagjir ka ah uga imaado dhanka Yemen.
Milatariga Somaliland oo ku hanjabay in dib ay u qabsanayaan Laascaanood
Taliska guud ee ciidamada milatariga Som aliland ayaa war cusub kasoo saaray xiisadda dagaal ee ka taagan gobolka Sool, gaar ahaan magaalada Laascaanood iyo deegaanka Tuk araq oo ay ka socdaan dagaallo cul culus.
Abaanduulaha ciidanka milatariga Somali land, Faysal Cabdi Bootaan oo warbaahinta ku la hadlay jiida hore ee dagaal ka ayaa marka hore ka ha dlay sababihii ay uga baxeen difaacyadii ay dho waan soo banneeyeen ee ku yaalla Tukaraq iyo Laascaanood, waxaana uu tilmaamay inay ah eyd arrin farsamo iyo xeelad milatari oo ay dag een, sida uu hadalka u dhigay.
"Waxay u qaateen Dorraad markii aan farsa mo xeelad dagaal uga baxnay Tukaraq in cii damadii qaranku iska guureen hadda dagaalka waxa uu marayaa deegaanka Diyaaradda,” ay uu yiri Abaanduulaha ciidanka milatariga Somal iland, Faysal Cabdi Bootaan.
Sidoo kale waxa uu ku hanjabay inay marka le dib ugu laaban doonaan oo ay qabsan doona an Laascaanood, si markale loogu soo celiyo gacanta Somaliland.
"Waxaa ballan ah inaan difaacno Laascaano od oo ay sidii ay ahaan jirtay ahaato oo ay ku soo noqoto qaranimadii gacanta Somaliland,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.
Bootaan ayaa markale ku celiyay in Laascaan ood ay kula dagaalamayaan argagixiso iyo ciid amada Puntland oo is garabsanaya, sida uu ha dalka u dhigay.
"Ciidanka qaranka, Laascaanood waxaa ku la dagaalamayo ma’aha cid kale waa argagi xiso iyo ciidankii Puntland oo is garabsanaayo,” ayuu markale yiri Abaanduuluhu.
Xaaladda Laascaanood ayaa weli kacsan, wa xaana dagaalka uu galay maalintii 22-aad, kaas oo haatan ka socda bariga magaaladaasi, sida ay innoo sheegeen dadka deegaanka.
Si kastaba, Khasaaraha ayaa marba marka ka dambeysa sii kordhaya, waxaana dhimasha da ay kor u dhaaftay 150 qof, halka dhaawacan a uu marayo 600 oo kale.
Xiriirkii Masar Iyo Syria Oo 10 Sano Kadib Dib Usoo Laabtay
Wasiirka arrimaha debedda ee dalka Masar ayaa la kulmay madaxweynaha Syria Ba shaar al-Asad iyo wasiirka arrimaha debed da ee Turkiga.
Ka dib markii uu booqa sho ku tegey Syria iyo Tur kiga, taasoo noqonaysa boo qashadii ugu horraysay ee diblomaasi sare oo dalk 488aas ahi uu ku tago muddo toban sano ah.
Bashaar al-Asad ayaa fursad taageero ah ka helay dalalka Carabta, tan iyo markii uu dhu lgariirku ka dhacay dalkiisa Syria iyo dalka Turkiga bi shan, taasoo gacan ka gey satay inuu yaraado go’doon kii diblomaa siyadeed ee dalka Syria lagu soo rogay, ka dib markii ay dagaalada sokeeye ka qarxeen dalkaas sannadkii 2011.
Wasiirka arrimaha debedda ee Masar ayaa sheegay in ujeedada ugu weyn ee safarkani in ay tahay, hawlaha bini’aadanimada iyo in garab istaag loo muujiyo shacabka Syria.
Wasiirka arrimaha debedda ee Masar ayaa u sheegay telefiishan laga leeyahay dalka Masar, in sidoo kale uu safarkani bidhaaminayo, rabita anka in dib loo hagaajiyo xidhiidhka labada dal.
Masar ayaa ugu deeqday shacabka Syria ee waxyeelladu ka soo gaadhay dhulg ariirka, illaa 1,500 oo ton oo gargaar ah, taas oo ay si buux da uga wada shaqayna yaan xukuumadda Syria.
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa hakiyey xubinimadii Syria, sannadkii 2011 ka dib markii ay xukuumadda dalkaasi gacan adag kala hort agtay debedbaxayaashii, sidoo kale dalalka Car abta ee gacan saarka la leh Maraykanka ayaa iyaguna taageeray mucaaradka dalkaas
Midowga Yurub iyo Dawladda Britain oo ka heshiiyay muran soo taxnaa in muddo ah
Midowga Yurub iyo Dawladda Britain ayaa heshiis cusub ka gaaray muran in muddo ah soo socday oo ku qotoma ka bixistii uu Ingiriisku ka baxay Midawga Yurub.
Ra’iisul wasaaraha Brit ain, Rishi Sunak ayaa he shiiskaas ku tilmaamay mid taariikhi ah iyo hor umar la taaban karo, kaasoo ilaalinaya madax-bannaanida dadka Woqooyiga Ireland oo qeyb ka ah boqortooyada Britain.
Heshiiskan cusub ay
aa u muuqda mid Woqooyiga Ireland ka qaada ya culeysyada soo wajahay wixii ka dambeeyay markii Britain ay ka baxday Midowga Yurub.
Taliyeyaal ‘ka baxay Xamar oo ku biiray’ da gaalka ka socda M/Laas caanood
Dagaalka ka socda magaalada Laascaano od oo galay maalintii 23-aad oo xiriir ah ayaa ha atan sii xoogeystay, wuxuuna ku fiday goobo horleh oo ka baxsan magaaladaasi, sida ay she egeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka xoogii sa uu haatan ka socdo dhanka galbeedka mag aala da Laascaanood, kaas oo la’isku adeegsa nayo hubka noocyadiisa kala duwan.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Somaliland oo looga hadlay dagaalka Laascaanood ayaa wax aa lagu sheegay in haatan ay ku soo biireen tali yeyaal ciidan oo ka yimid magaalada Muqdisho, sidoo kalena dagaalka ay qayb yihiin ka yihiin kooxo nabadiid ah iyo argagixiso.
Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in dhar baaxo kulul ay ku dhufatay ciidanka huwanta oo ay tilmaamtay inay weerar kusoo qaadeen fariis ama ciidamadooda ee ku yaalla galbeedka.
"Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Som aliland oo ka duulaya in ay is difaacaan ayaa dhirbaaxo kulul ku dhuftay kooxaha huwanta ah ayna ku soo biireen Taliyayaal Ciidan oo ka yimi Magaalada Muqdisho,” ayaa lagu yiri war saxaafade edka kasoo baxay Somaliland.
Halkan joose ka aqriso:-
Waxaa fadhiisimada Ciidamada Qaranka Ja mhuuriyadda Somaliland ee Galbeed Magaa lada Laascaanood soo weeraray kooxaha Na bad diidka iyo Argagixisada ah ee ku sugan Magaalada Laascaanood.
Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somali land oo ka duulaya in ay is difaacaan ayaa dhir baaxo kulul ku dhuftay kooxaha huwanta ah ay na ku soo biireen Taliyayaal Ciidan oo ka yimi Magaalada Muqdisho.
Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somalil and waxay diyaar u yihiin in ay shacabkooda ka difaacaan kooxaha Argagixisada ah ee gaba adka ka dhiganaya dadka shacabka,kooxahan oo isaga kala yimi meelo kala duwan.
Waxay Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland u cadaynaysaa Beesha Caalamka iyo wadamada jaarka ah in kooxahan Argagixisada ah ee dag aal kula jira Somaliland ay khadar ku yihiin nab adgelyada iyo Xasiloonida Gobolka Geeska Afrika, waxayna Dawladda Somaliland ku baa qaysaa in la iska kaashado kooxahan Argagixis ada ah sidii looga sifayn lahaa Magaalada Laa scaan ood.
Abaar daran oo ku dhufatay Gobolka Daawo ee dowlad degaanka Soomaalida
Wararka ka imaanaya go bolka Daawo ee dowlad deg aanka Soomaalida ayaa she egaya in halkaas ay ka jirto abaar daran oo saamays ay dadkii iyo dunyadi iba sida ay Warbaahinta u sheegeen dadka aaggaas ku dhaqan. Ugaas Xasan Ibraahim oo loo yaqaano Xasan shiine oo kamid ah dadka degaankaas kasoo jeeda oo Warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in degmooyinka uu ka ko oban yahay gobolka Daawo ay dhammaantood abaartu si siman u gaadhay, iyadoo ay usii dar an yihiin degmooyinka Hudat iyo Mooyaale.
Dadka abaartan ku barakacay ayaa lagu she egay inay aad u badan yihiin, iyadoo dhina ca kalena lasoo sheegayo inay abaartan ay gaajo iyo haraad ugu dhinteen dad gaaraya ilaa afar qof, sida uu Warbaahinta u sheegay Ugaas Xas an Ibraahim oo kamid ah dadka kasoo jeeda gobolka Daawo ee ay abaartu ku dhufatay.
Dadka degaankaas ku dhaqan ee ay abaartu saamaysay ayaa ka cabsi qaba in haddii aan gargaar degdeg ah lala soo gaarin ay sii badan garto saamaynta ka imaan karta abaartan, oo ay u horeyso dadka oo gaajo & haraad u dhinta.
Dowlad degaanka Soomaalida ayaa wali wax jawaab ah ka bixin cabashada shacabkan aba artu saamaysay, iyadoo laga cabsi qabo in had dii aan horey looga jawaabin abaartan ay saa maynteedu gaari doonto dad badan oo hor leh.
Abaartan ayaa maalmihii u dambaysay wax ay ka jirtay gobollo dhowr ah oo ku yaal beriga Itoobiya gaar ahaan degaannada Soomaalida iyo Oromada, oo laga soo sheegay inay dad ba dan ku dhinteen abaartaas, isla markaana ay xoolo badan ku baaba'een
Madaxweyne Erdogan oo cafis dalbaday kadib markii…
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erd ogan ayaa dalbaday in laga cafiyo dib u dhacya da samata-bixinta, xilli uu booqday mid ka mid ah goobaha uu sida darran ugu dhufantay dhul-gariirkii dalkaas ka dhacay bishan horraanteda.
Erdogan oo raadinaya muddo xileed kale oo xilka madaxweyne ah kadib labaatan sano uu awoodda hayey, ayaa dhalleeceyn xooggan ka la kulmay dadka ka badbaaday dhul-gariirka ee magaalada Adiyaman ee koonfurta-bari.
Doorashadii 2018, Erdogan ayaa si xoogg an mucaarada ugu garaacay go bolkaas.
"Saamaynta ba’an ee dhu l-gariirkii iyo cimilo-xumada awgeed, ma aanan awoodin in aan sidii aan rab nay ugu shaqayno magaalada Adiyaman maal mihii ugu horreeyay, raali galin ayaan ka bixina yaa arrintan,” ayuu yiri madaxweyne Erdogan.
Dhul-gariirkii 6-da February ayaa Turkey ku dilay in ka badan 44,000 oo qof, halka kumana an kalena ay ku dhinteen dalka deriska la ah ee Syria.
Wakaaladda wararka AFP ayaa 10-kii Feb ruary werisay carada dadka Adiyaman ee ku wajahan dowladda.
"Qofna ma arag illaa 2:00 pm ee maalinkii xi gay dhul-gariirka,” waxaa xilligaas sidaas AFP u sheegay Mehmet Yildirim oo degan Adiyaman.
"Dowlad ma lahan, qaran ma lahan, boolis ma lahan, askar ma lahan.Ceeb idinku dhac day. Waa nagu fiirsateen,” ayuu yiri.
Dhul-gariirka ayaa yimid xilli uu Erdogan sii helayey taageero, islamarkaana ay sare u kac een shacabka ku qanacsan howshiisa, kadib muddo hoos u dhac uu ku yimid sababo la xi riira xasaradda dhaqaale ee sanadkii tegay.
Waxyar kadib markii dhul-gariirka uu dhacay, Erdogan ayaa qirtay "gaabis” dhanka dowladda ah oo ku aadan sida ay ula tacaashay musii bada.AFP, VOA
Xubin Sare oo ka tirsan Koox Hubeysan oo la qabtay
Hay’adda Sirdoonka Qaranka Turkiga wax ay shaacisay inay Sarkaal Sare oo ka tirsan Ko oxda hubeysan ee Xisbiga Shaqaalaha Kurdi shka ee loo yaqaano PKK ku soo qabteen Haw lgal ka dhacay gudaha dalka Iraq.
Sarkaalka la soo qabtay waxaa la gu magacaabaa Ramazan Gün eş, kaasi oo ku eedeysan dilkii 60 Askari oo ka tirsanaa Ciiddanka Ammaanka ee Turkiye oo horey loogu dilay Gobalka Sulaymaniya h ee dalka Iraq.
Sarkaalkaasi waxa uu Kooxda PKK ku bii ray sanadkii 2008-dii, wuxuuna ka mid ahaa Ma leeshiyadii isku qarxin jirtay Gobalka Hakkaari ee K/bari ee dalka Turkiye., ka hor inta uusan u saarin dalalka Iraq iyo Syria.
Tan iyo sanadkii 2009-kii waxa uu ka tirsanaa Garabka Ciiddanka Khaaska ee Ko oxda PKK ee weerarada la beegsan jiray Ciid danka Turkish-ka.
Muddadii u dhexeysay sanadihii 2011 ilaa 2017 waxa uu Ramazan Güneş door firfircoon ku lahaa weeraro gaadmo oo lagu dilay 60 ka ti rsan Ciiddanka Turkish-ka.
Sarkaalka PKK ee Ramazan Güneş oo ay Hay’adda Sirdoonka Qaranka Türkiye ee MIT soo qabteen ayaa la sheegay in ilaalayn lagu hayey muddo hal sano ah, ka hor inta aan lagu soo qabanin Hawlgal Khaas oo ka dhacay Gob alka Sulay maniyah.
Hawlgalkaasi ma aha markii u horeysay oo ay Shaqsi Dembiile ah ka soo qabteen dalalka deriska la ah ee Iraq iyo Syria.
Dhanka kale, Hay’adda Sirdoonka Qaranka Tür kiye (MIT) waxay Sanadkii hore ee 2022-kii oo keliya, Hawlgalo ay ka fuliyeen labadaasi dal waxay ku dileen 23 Saraakiil ka tirsanaa Koo xda hubeysan ee PKK, halka tiro badan oo xub no ka ahaa PKK loo soo gudbiyey gudaha Turk iye.
Shiinaha oo ka jawaabay amar ay dowla dda Mareykanka ka soo saartay TikTok.
Shiinaha ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu si xad dhaaf ah uga falceliyay ka dib markii shaqaalaha dowladda Mareykanka lagu amray inay ka saaraan app-ka TikTok taleefannada ay dowladdu bixiso. Isniintii, Aqalka Cad ayaa soo saaray amar uu wakaaladaha dowladda 30 maalmood ku siiyay inay hubiyaan in shaq aaluhu aysan haysan app-ka Shiinaha laga lee yahay ee TikTok. Amarka ayaa daba
socda dhaqdhaqaaqyo la mid ah midkaan oo ay qaadeen Midowga Yurub iyo Canada to ddobaadyadii la soo dhaafay. Afhayeen u ha dlay wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha ay aa ku eedeeyay Mareykanka in uu ku takri falay awoodda dowladda si uu u caburiyo shirkadaha shisheeye.
"Waxaan si adag uga soo horjeed naa falalk aas qaldan,” Mao Ning ayaa u sheegtay warfid iyeenka intii lagu guda jiray shir jaraa’id Talaa dadii. "Dawladda Maraykanku waa inay ixtiraa mtaa mabaadi’da dhaqaala ha ayna joojiso cab urinta shirkadaha oo ay siiso jawi furan, cada alad ah oo aan takoor lahayn shirkadaha ajnab iga ah ee Maraykanka.
” TikTok ayaa wajahaysa eedeymo ah in ay aruuriso xogta dadka isticmaala bartaas ayna la wadaagto dowladda Shiinaha, iyadoo qaar ka mid ah hay’adaha sirdoonka ay ka wa laacsan yihiin in macluumaadka xasaasiga ah la soo bandhigo marka app-ka lagu soo dejiyo aaladaha dowladda. TikTok waxay sheeg tay in aysan waligeed u hogaansami doonin amarka lagu wadaagayo xogta dadka isticmaala app-ka waxayna ku adkaysana ysaa inaysan u shaq aynayn si ka duwan shirkadaha kale ee warba ahinta bulshada.
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 1-DA MAARSO 2023-KA-KA
..