HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 28-KA FEBARAAYO 2023-KA

0
Tuesday February 28, 2023 - 08:18:44 in Wararka by
  • Visits: 421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 28-KA FEBARAAYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Mid ka mid ah balan qaadyadii ololaha doora shada ee madax weyne Xasan sh.oo Dorraad meel marnoqday

Hanaanka Dowlad dhiska Jamhuuriyadda Federa alka Soomaliya oo soo maray heerar kala duwanaa kuwaas oo lahaa caqabadahooda ayaa marwalba ah aa mid koritaan sare samaynayey,sida hanaanka dhi smaha Federaalka dhismaha Ciidanka iyo kaabayaa sha dhaqaalaha ee kala duwan.

Madaxweynaha Jamhuuriyad da Federaalka Soomaaliya Md. Dr Xasan sheekh Maxamuud ayaa ba lanqaadadiisii ololaha doorashada waxa ka mid ahaa kor u qaadida waxbarashada dal ka iyo in dhamaan adeegyada dowladda si siman loo gaarsiiyo dadweynaha,sidoo kale madaxweynaha ay aa maalmo ka hor ku dhawaaqay in Sanadka 2023 noqon doono sanadkii Adeegyadda Dowladda la ga arsiin lahaa dhamaan bulsho weynta Soomaaliyeed.

Wasiirka wasaaradda Waxbarashadda XFS ayaa dhowaan shaaciyey in Wasaaradda Waxbarashadu dadaal ugu jirto sidii dadweynaha Soomaaliyeed loo gaarsiin lahaa waxbarasho tayo leh isagoo wasiirka xusay in bilaha soo socda wasaaraddu qaadanayso oo hawlgelinayso 3000 oo macallinmiin cusub ah iya doo wasaaraddu u qaadan doonto hab tartan furan ah shaqo-gelintooda si loo gaaro malaayiinta Sooma aliyeed ee aan fursad u helin in ay helaan waxbara sho tayo leh” Yoolka qaadashada macallimiinta cus ub,qaybka ah in aan mudnaan gaar ah siino gabdha ha Soomaaliyeed ee waxbartay,macallimiinta farsa mada,Macallimiinta dugsiyadda quraanka,dadka qa ba baahiyaha gaarka ah iyo dadka ku nool deegaa nnada laga xorreeyey kooxaha khawaariijta” ayuu yiri wasiir Faarax Sheekh Cabdiqaadir wasiirka waxbara shadda XFS.

Hadda Dorraad waxa fulay mid ka mid ah balan qaadadii madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud ka dib markii Dorraad Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre daah furay Imtixaanka shaqaaleysiinta Saddex kun oo Macallin oo ay qaadaneyso Wasaaradda Waxba rashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kormeerey goobaha la gu qaadayo Imtixaanka oo ay kamid tahay Jaama cadda Ummadda Soomaaliyeed, waxa uu guul taa riikhi ah ku tilmaamay in wasaaraddu shaqaaleyso ti ro intaan le’eg oo macallimiin ah.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumaddi isa Dan-Qaran ay ahmiyadda koowaad siineyso sidii canshuurta laga qaado dadka Soomaaliyeed dib lo ogu celin lahaa, si fursad waxbarasho loo siiyo Sad dex Milyan oo carruur Soomaaliyeed, kuwaas oo gaa ray da’dii waxbarasho.

Wasaaradda Waxbarashada oo hormuud u ahayd qabsoomidda Imtixaanka ayuu Ra’iisul Wasaaruhu uga mahadceliyey dadaalkooda, gaar ahaan dib-u-eegista hannaanka waxbarashada dalka,Imtixaanka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo ka kala dhacaya 22 goobood oo ku yaal 11 magaalo oo dalka ah ayaa waxaa u fariistay 8 kun macallin.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hore uga tirsanaa bahda waxbarashada dalka ayaa waxa ka muuqda xog ogaalnimo dheeri ah oo uu u leeyahay baahida waxbarasho ee dalkeena taal waana sababta uu uga dhigtay mid ka mid ah tiirarka ugu weynaa ee balan qaadyadiisii ololaha doorashada in uu dib u dhis xoo ggan iyo horumarin dhanka tayada iyo tirada ba ku sameeyo hanaanka waxbarashada dalka.

waxbarashada.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Sa faarada Soomaaliya ee dalka Ciraaq

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Md.Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday Safaarada Soomaaliya ee ku leedahay dalka Ciraaq, waxaana ku soo dhaweeyay danjiraha Soomaaliya ee Ciraaq Amb. Liiban Sheekh Maxamuud (Maalinguur), qunsul ka iyo madaxda sare ee kala duwa oo ka howl gasha safaaradda.

Danjiraha Soomaaliya ee Ciraaq ayaa Gudd oomiyaha warbixin ka siiyay sida ay u shaqeeyso safaaradda, isagoona sheegay in marxalado adag oo kala gedisan ay soo martay safaaradda isla-ma rkaana xaaladahaas adag loogu shaqeeynaayo da lka iyo dadka Soomaaliy eed looguna adeego dow ladn imada dalka.

Guddoomiyahaaya Gol aha Shacabka BJFS oo mas ’uuliyiinta safaarada ku ammaanay doorkooda muhi im ka ah ay ka qaateen ilaalinta sharafka umm adda Soomaaliyed, waxaana uu tilmaamay in Dowla dda Federaalka ah dadaal dheer ku bixin doonto sidii wax loogu qaban lahaa, loona qurxin lahaa dhismaha Sa faaradda.

8 kun oo Macallin oo Dorraad u Fariistay Imtixaan & Ra’iisal Wasaare Xamse oo Daah furay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka So omaaliya ayaa Dorraad daah furay Imtixaanka sha qa aleysiinta Saddex kun oo Macallin oo ay qaadan eyso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.

Ra’iisul Wasaaraha oo kormeerey goobaha lagu qaadayo Imtixaanka oo ay kamid tahay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ayaa guul taariikhi ah ku ti lmaamay in wasaaraddu shaqaaleyso tiro intaan le’ eg oo macallimiin ah.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuum addiisa Dan-Qaran ay ahmiyadda koowaad siineyso sidii canshuurta laga qaado dadka Soomaaliyeed dib loogu celin lahaa, si fursad waxbarasho loo siiyo Saddex Milyan oo carruur Soomaaliyeed, kuwaas oo gaaray da’dii waxbarasho.

Wasaaradda Waxbarashada oo hormuud u aha yd qabsoomidda Imtixaanka ayuu Ra’iisul Wasaaru hu uga mahadceliyey dadaalkooda, gaar ahaan dib-u-eegista hannaanka waxbarashada dalka.

Imtixaanka Wasaaradda Waxbarashada, Hidda ha iyo Tacliinta Sare oo ka kala dhacaya 22 goob ood oo ku yaal 11 magaalo oo dalka ah ayaa waxaa u fariistay 8 kun macallin.

Dhanka kale Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u gu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee degan goob ihii waxbarashada dalka guud ahaan in ay banneeya an, si loogu adeeggo ubadka Soomaaliyeed. Wuxuu na faray Hay’adaha Amniga iyo Wasaaradda Waxba rashada in ay iska kaashaadaan soo celinta goo bahaasi.

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Uganda uga qaybgala ya shirka xeer ilaaliyaasha bariga Afrika

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka qeyb galay shir sana deedka 10-aad ee ururka xeer ilaaliyaasha bariga Afrika oo ka dhacay dalka Uganda.

Waxaa Dorraad magaalada Kampala ee caasim adda Uganda ka furaymay shir sannadeedka 10-aad ee ururka xeer ilaaliyaasha bariga Afrika oo sanadkan ay marti galineyso dowladda Uganda.

Shirkan oo ay ka qeyb galayeen dolwdaha xubnaha ka ah urur gobaleedka xeer ilaaliyaasha bariga Afrika (East Africa Association of Prosecutors ) ayaa dowl adda Soomaaliya oo shirka lagu casumay waxaa ku matalaya xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Sule ymaan Maxamed Maxamuud.

Dr Suleymaan oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Soomaaliya ahmiyad gooni ah u lee dahay ka qeyb galka shirkan, asigoona xusay in shir ka lagu soo bandhigay sida wadamada ku bahoobay ururkan u kala faa’ideysan lahaayeen tababarada qi bradaha shaqo iyo la dagaalanka dadka danbiyada geysta.

Urur goboleedka xeer ilaaliyaasha bariga Afrika (East African Association of Prosecutors ) oo ay ku mideysanyahiin ilaa iyo 11 wadan ayaa la filayaa in dhawaan ay ku biirto dowladda soomaaliya, waxaan hadda muuqaneysa in laamaha kala duwan ee dolw adda lagu casuumayo shirarka sanadlaha ah ee urur goboleedyada kala duwan ee bariga Africka.

Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyin ka Qaranka oo la kulmay wafdi ka socda ururka iskaashiga islaamka ee OIC

Guddoomiyaha hay’adda Maareeynta Musiiboo yinka Qaran Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan howlwadeenno, iyo Lataliyayaal sa re oo ka tirsan hay’adda ayaa Dorraad Muqdisho kula kulmay Wafdi ballaaran oo ka socday ururka iskaash iga islaamka OIC oo uu hoggaaminaayay kaaliyaha xoghaya Guud ee arimaha bini’aadminimada, arrim aha bulshada iyo dhaqanka Danjire Tariq Cali Bakhet iyo Madaxa Xafiiska Muqdisho ee Ururka Iskaashiga Danjire Maxamed Bomba Maxamed

Guddoomiye Hay’adda Ma areeynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabd ulle ayaa mas’uuliyiinta uu la kulmay warbixin kooban ka siiyay xaaladda waddan ka ee la tacaalidda Abaaraha iyo barakaca ay saba been isbeddelka Cimilada iyo colaadahu, ayaa ka codsadey ururka islaamka garab istaag iyo taakulo.

Danjire Tariq Cali Bakhet oo ah kaaliyaha xogaha ya guud ee arrimaha bini’aadminimada ee ururka is kaashiga islaamka OIC ayaa mujiiyay sida ay ururka uga go’antahay garab istaagga Soomaaliya, isaga oo ballan qaadey taakulo degdeg ah. Waxa uu sidoo kale ururku ballan qaadey sii wadista u qareemidda Soomaaliya iyo joogteynta taakuleynta.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo daah furay Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Xildhib aan Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa daah furay Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran, halku-dhigi isuna yahay Tayeynta iyo isku-du baridka wax ka qabashada bara kaca, iyadoo loo marayo xal horm arineed, shirka oo mudo labo cisho ah ka socon doona Magaaladda Muqdisho.

Shir weynaha Xalka waara ee Heer Qaran waxaa ka so qeyb galay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dow aldda Fedaraalka Soomaaliya iyo Saaxibada Soom aaliya ka taageero Mashaariicda Hormarinta’

Shirka inta uu socdo waxa looga hadlay Xaalada abaaraha ka jiro soomaaliyaXiligaan iyo Xal u hel idda dadka barakacayaasha ah ee Saameeyeen aba araha iyo dagaalada khawaarijta ka dhanka ah ee ka socda dalka.

Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarin ta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamud Abdirahman Beenebeene oo ka hadlay madasha ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay Mee sha ugu badan ee ku nool yihiin barakacayaasha’ isagoona sheegay in Dowaldda Soomaaliya ay ka go ’an tahay xal u helida dadka soomaaliyeed ee Bar akacayaasha ah.

Wasiirka waxa uu sidoo kale sheegay in ku dhawaad 3 malyin oo qof ay gaarayaan dadka barakacayaa sha ah ee ku nool soomaaliya kuwaasi oo u baahan in laga caawiyo Waxbarashada,Caafimaadka iyo In dib u dajin loo sameeeyo.

R/W. Xamse oo kulan la qaatay Mas’uu liyiin ka socda Ururka Iskaashiga Islaam ka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaat ay wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo uu hoggaaminayey Kaal iyaha Xoghayaha Gu ud ee Arri maha Siyaas adda, Danjire Yousef Muhammad Aldob eay.

Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Yousef ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta labada dhinac, gaar ahaan kaalinta ururku ka qaad anayo u gurmadka dadka ay abaaruhu saameeyeen iyo xasillinta deegaannada dhowaan laga saaray Al-Shabaab, waxa uuna Ra’iisul Wasaaruhu bogaadi yey garab istaagga ay OIC u muujinayso shacabka Soomaaliyeed.

Dhankiisa, Yousef Muhammad Aldobea oo Ra’ii sul Wasaaraha uga mahad-celiyey kulankan ayaa til maamay sida degdegga ah ee ay u soo ajiibeen ba aqii dowladda Soomaaliya ee ku aaddanaa arrimaha bini’aadanimada iyo gurmadka deegaannada laga saaray Al-Shabaab Al-Shabaab, kuwaas oo laga hir gelinayo mashaariic horumarineed oo soo kabaya nolasha dadka.

Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo soo siya artay Qabriga Sheekh C/Qaadir Jilaani

Guddoomiyaha Golaha Shacabka EE BFS Sheekh maxamed nuur Aadan Madoobe ayaa boo qday Misaajidka uu ku aasan yahay AUN Sheekh

Cabdulqaadir Jeeylaani oo ku yaalla Magaalada Baq daad ee Caasimada dalka Ciraaq. Guddoomiye She ekh Aadan Madoobe ayaa marka uu booqday waxaa ku soo dhaweeyay Culimo iyo Iimaamka masjidka isa goo la wadaagay dadka soo siyaarta qabriga She ekha oo ka kala yimaada dalal fara badan oo dunida dacaladeeda ku yaalo, waxayna uga mahad celiyeen imaatankiisa.

Xiisad ka taagan garoonka diyaaradaha Doolow kadib iska horimaad ka dhacay

Xiisad ayaa ka taagan garoonka diyaaradaha ee magaalada Dooloow Dorraad kadib

markii iska horimaad dhiig ku daatay uu ka dhacay halkaasi, sida ay VOA u sheegeen goobjoogayaal.

Iska horimaadkan ayaa la sheegay inuu daba socdo laba kiis oo ka kala dhacay magaalooyinka Beled Xaawo iyo magaalada Doolow.

Bishan 18-keedii ayaa maga alada Beled Xaawo qarax lagu di lay taliyihii ururka 28-aad ee cii danka xoogga dalka Maxamed Aweys, kaasi oo dilkiisa loo soo qabtay 3 qof oo is kugu jira laba sarkaal iyo qof shacab ah.

Saddexdaas qof ayaa loo soo wareejiyey magaalada Doolow si loo maxkmaadeedo.

Bishan 23-keedii ayaa la sheegay inuu dhintay la tuhunsanihii rayidka ahaa iyadoo xilligaas la weydii nayey su’aalo, waxaana la aamisan yahay in biyo la gu rusheeyey sida ay sheegtay maxkamadda milata riga ah ee Soomaaliya.

Markaas kadib waxaa magaalada Doolow gaaray guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qal abka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute si uu u dhagaysto maxkamadaha labada kiis.

Sarkaalka baaritaanka waday markii uu dhima nayey la-tuhunsaha rayidka ah oo lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed Cosoble ayaa Dorraad max kamadayntiisu ka dhacday magaalada Doolow, wax aana la sheegay inay socdeen dadaal la doonayey in sarkaalkaas loogu soo wareejiyo Muqdisho Dorraad, hase yeeshee ay maleeshiyaad soo weerareen garo onka sida ay sheegeen goobjoogayaal Maleeshi yaa dka weerarka soo qaaday ayaa la sheegay inay ka soo horjeedaan in sarkaalka loo soo war eejiyo Mu qdisho. Iska horimaadkan waxaa ku dhintay ugu yaraan hal qof, waxa ana ku dhaawa cmay dhowr qof oo kale.

Ilaa hadda ma cadda xaaladda, wax aana garoonka magaalada ku go’do onsan guddoomi yaha maxkamadda sare Gaashaanle Sare Shuute iyo saraakiisha max kamadda ciidamada.

Sidoo kale waxaa la sheegay inay garoon ka ku sugan yihiin ciidamada Itoobiya.

DFS oo ku dhawaaqday qorsho laga fuli nayo de gaannada laga saaray Al-Shabaab

Agaasimaha waaxda Tacliinta sare ee Wasaar ada Waxbarashada Soomaaliya Ismaaciil Yuusuf Cis maan ayaa ka hadlay mowqifka wasaarada ee ku aa dan gaarsiinta adeega waxbarash da ee deegaan ada Laga saaray Al-Shabaaab ee gobolada dalka.

Agaasimaha ayaa xusay in wasaaradu ay gaars iin doonto nidaamka waxbarashada ee dalka u yaalla deegaanada lagala wareegay Al-Shabaab si dadka kunool ay waxbrasho u helaan.

Waxa uu carabaabay in sida ugu dhaqsiyaha ba dan lagu gaarsiin doono, sidoo kale waxa uu tilmaa may in ay dayactiri doonaan goobihii waxbarashada ee burburay si sanadka soo aadan dib loo howlgeliyo xarumahaas bulshada ku nool goobahaasi ay u heli lahaayeen nidaam Waxbarasho.

Hadalka agaasimaha waaxda Tacliinta sare Ism aaciil Yuusuf Cismaan ayaa ku soo beegmaya xilli dadka ku nool degmooyinka iyo deegaanadii dha wa an lagala wareegay Al-Shabaab ay dalbanayeen in la soo gaarsiiyo nidaamka waxbarashada si bulsha daa si u helaan waxbarasho sidoo kalena ay jireen in xar umihii waxbarashada ay burbureeen taasi oo bu lshada seejisay

NISA oo Dorraad howl-gal culus ka fulisay Kaaraan

Ciidamada sida gaarka ah u tabaran ee Duufaan ayaa Habeen hore howlgal culus ka sameeyay mag aalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaar aan.Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa ciida ma da waxa ay ku beegsadeen guryo ku yaalla deg mad aas oo bartilmaameed ah aa, sida ay shaaciyeen saraaki isha am niga. Wararka ayaa sheegaya in howlgalkan lagu soo qabtay dhalinyaro ka tirsan ciyaal weero, oo lagu eedeeyay inay dhi baato ka wa deen Kaaraan oo kamid ah me elaha ugu daran.

Inta uu howlgalka socday waxaa sidoo kale ciida ma du ay baaritaano ka sameeyeen waddooyinka qa ar ee degmadaasi, si loo hubiyo gaadiidka iyo dadka socotada ah. Ujeedka howlgalkan ayaa NISA wa xa ay ku she egtay inay ku dagaalameyso kooxaha ci yaal weera da oo markale kusoo laba kacleeyay xaaf adaha mag aalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa saraakiisha howlgalka sameys ay ay intaasi ku dareen inay sii wadi doonaan dhaq-dhaqaaqyadooda, ayna beegsan doonaan burcadda iyo ciyaal weerada.

Howlgalladan ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ah Booliska Soomaaliya oo Muqdisho ka wada ho wlgal lo culus, kuwaas oo lagu soo qabtay burcaddii ugu badneyd iyo ciyaal weero.

Si kastaba, xaaladda ka taagan Muqdisho ayaa ah mid adag oo saameyn ku yeelatay dhaq-dhaqaa qa dadweynaha, waxaana arrintan kusoo biiray Al-Shabaab oo haatan caasimada ka billowday weeraro ay ku beegsananeyso ciyaal weerada & raga ka gan acsada maandooriya.

Dowladda Soomaaliya oo digniin culus kasoo saartay arrin ka taagan xeebta CADALE

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa digniin cul us ka soo saartay fuustooyin ku soo caariyay xeebta degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo hoostaga HirShabelle. Qoraal kasoo baxay wasaarad da ayaa lagu shee gay inay soo gaartay xogta haam anka asi, isla-mar kaana aan la aqoon waxa ku jira, ta as oo walaac ku abuur tay dadka deegaanka oo ka shak iyay inay haamankaasi ku dhex jiraan waxyaabo kiim iko ah iyo sidoo kale sun.

"Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada DFS waxaa soo gaaray xogta in fuustooyin aan la aq oon waxa ku jira laga helay degmada Cadale,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada.

Sidoo kale waxa ay intaasi kusii dartay in ay ku howlan tahay in khubaro loo diro xeebta degmada Cadale, si looga sal gaaro waxa ku jira fuustooyinka asi soo caariyay.

"Sidaas aawgeed Wasaaradda Deegaanka iyo Is badalka Cimilada waxa ay sida ugu dhaqsaha ba dan qorsheyneysaa in ay koox khubaro u saarto arr intan.” ayay sii raacisay.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in ay la xiriirtay maamulka degmada, isla-markaana ay ka wada-hadl een in la xiro aagga ay yaalaan haamanka si loo ilaa liyo ilaaliyo baqabka caafimaad bushada ku dhaqan Cadale.

Ugu dambeyn wasaaradda ayaa farriin u culus u dirtay dadka deegaanka, waxayna ugu baaqday inay ka fogaadaan haamankaas, inta laga hubinayo waxy aalaha ku dhex jira. "Waxaa dadka deegaanka la far ayaa in ay ka fogaadaan haamahaas inta laga hubi nayo waxyaaba ha ku jiro si loo ilaaliyo baqabka caaf imaad ee busha da degan Cadale,”.

Si kastaba, ma aha markii ugu horreyso ee xeeb aha Soomaaliya lagu arko haaman soo caariyay, ku waas oo halis ku ah bulshada, waxaana loo aaneeya dayaca biyaha Somalia.

Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid oo ku dhaaw acmay dagaal ka dhacay Muqdisho

Israsaaseyn xoog leh ayaa Xalay ka dhacday isg oyska Siinaay ee degmada Yaaqshiid, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira, dadka dhaawacmay waxaa ku jira mas’uuliyiin.

Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyootay israsaa se yntaas, halka ay ku dhaawac meen lix kale oo guddo omiyaha deg mada Yaaqshiid uu ku jiro, sida ay She egtay in ay Caasimada Online u xaqiijiyeen masuul iyiin ka tirsan maa mulka degmada Yaaqshiid.

Israsaaseynta sababtay khasaar ahaan ayaa dhe x-martay ciidan Na bad Sugid ah oo isgoyska Siinaay ku sugan iyo ilaalada guddoomiyaha degmada Yaa qshiid Saleebaan Fa rgax oo dhaawac ah.

Goobjoogayaal ayaa Caasimada Online u sheeg tay inay u sheegen inay arkeen meydadka afar qof oo yaalla isgoyska Siinaay, inkastoo dadka nala ha dl ay aysan kala aqoonsan dadka dhintay shacab ama ciidan waxa ay yihiin, maadaama goobta lagu kala ca raray. Ma jirto cid shaacisay waxa uu ka dha shay khi laafka sababay in xabad la isla dhaco oo kha saar aha intaas la eg la isku geysto, waxaana xusid mud an in ciidanka isgoyskaas jooga ay maalin ka hor la dagaaleen ciidan kale oo ka tirsan mili teriga.

Xaaladda isgoyska Siinaay ka jirta ayaa Xalay ah mid kacsan, waxaana aaggaas isaga cararay dadkii shacabka ah ee goobaha ganacsiga ku lahaa, maa daama suuq weyn uu ku yaallo isgoyska Siinaay.

Isgoyska Siinaay ayaa kala bara ugu yaraan 3 degmo oo kala ah Wardhiigley, Boondheere iyo Yaa qshiid, waxaana ciidan ka tirsan NISA u taalla bar co ntrol oo adag, taas oo gaadiidka waaweyn ay san ka soo gudbi karin.Ciidanka dowladda ayaa inta badan ku dhex dag aalama magaalada Muqdisho, taas oo dhaleeceyn weyn ay marar badan kala kulantay DFS, inta badan isku dhacyadaan waxaa keena in masuuliyiinta qaar ay si awood ah ku dhaafaan baraha hubinta ee ciida madu ay ku sugan yihiin Xigasho:-Caasimadda .Net

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta masiibooyin ka oo la kulmay safiirka Qatar

Gudoomiyaha hay’adda maareynta musiibooy inka Qaranka mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa kulan la qaatay safiirka dowladda Qatar danjire Cabdalla bin Saalim Al-nucaymi.

Kulankan oo ka dhacay xa runta safaaarada dowlad da Qatar ee Muqdisho ay aa looga hadlay doorka do wladda aan walaalaha na hay ee Qatar ee la tacaalida arrimaha abaaraha, gar gaarka iyo mashaariicda hormineed ee dalka ay ka wadaan sidii loo laba jibaari lahaa, loona xoojin lahaa garab istaag shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale hay’adda SoDMA ayaa dowladda Qat ar iyo safiirka ka dalbatay in ay ka caawiyaan hay’ad da hormarinta Xarunta gurmadka degegga oo ah xar un ka shaqeeysa xaaladaha guud ee u baahan in si deg deg ah jawaab looga bixiyo, una noqon lahayd mid la jaan qaada xarumaha gurmadka degegga ah ee kale ee geeska Afrika ka jira.

Dowladda Qatar iyo hay’adeheeda ka shaqeeya arrimaha bini’aadanimada ayaa muddo dheer ka shaqeynayey Soomaaliya, iyagoo dadaal badan gel iyey la tacaalidda arrimaha abaaraha iyo mashaariic horumarineed oo bulshada wax ku ool u ah.

Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Cabdalla bin Saalim Al-nucaymi ayaa sheegay xiriirka ka dhax eeya dowladaha Qatar iyo dowladda Soomaaliya in uu yahay mid wanaagsan oo soo jireen ah, sidoo kal an xusay in Qatar mar walba dalka Soomaaliya kala qayb qaadan doonto wax ka qabashada xaaladaha adag ee bini’aadanimo ee dalka jira.

Ugu dambeyn Gudoomiyaha SoDMA muadane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa dowlada Qatar kaga mahadceliyey garab istaagga shacabka Sooma aliyeed, waxaa uuna ka codsaday in ay sii wadaan dadaalkooda iyo garab istaagooda maadama ay dal ka jirto xaalad adag oo bini’aadanimo.

Maxkamadda sare oo loo gudbiyey dacw adda kursiga HOP#086 iyo go’aankeeda

Murashixiintii u tartameysay kursiga HOP086 oo horay loogu diiday Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo bul shada ay kula wadaagay aan in Maxkamadda Sare ee dal ka u gudbiyeen dawacd ka dhan ah doorashadii kursiga as. Si kastaba, waxay sheeg een in maxkamadda ay ka qa ban waysay dacwaddii ay diyaariyeen qareennadii ay u qabsadeen inay difaacaan kiiska is hortaag ay she egeen in lagu sameeyay in tartan furan loo galo kur sigaas.

Musharaxiinta war-saxaafadeedkaan soo saaray oo shan xubnood gaaraya ayaa sheegay in Xoghayn ta Maxkamaddu ay cudur-daar uga dhigeen qabasho la’aanta dacwadda, maqnaashaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Baashe Yuusuf Axm ed iyo ku simihiisa, ayagoo qareennada u sheegay in ay berri soo noqdaan si hoggaanka sare ee Maxkam adda looga helo ogolaanshaha qabashada dacwada.

"Tallaabadan ayaa waxay keenaysaa in waqtigii uu sharciga noo ogolaa inaan dacwadda ku gudbin no uu dhaco kaasoo ku eg 10-ka barqannimo ee ba rri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 28ka Febraayo 2023,” ayaa lagu yiri qoraalka musharaxiinta.

Qodobka 4-aad ee qaraarka buuxinta kuraasta ba nnaan ee kasoo baxay guddiga joogtada ah ayaa dhi gaya in go’aannada la xiriira doorashooyinka kuraas buuxinta ee uu gaaro guddiga doorashada kuraasta bannaan in racfaan looga qaadan karo Maxkamadda Sare

Musharaxiintaan cabashada qaba ayaa sidoo kale sheegay in Dorraad "si sharciga baal marsan xilka xil dhibaannimada loogu dhaariyay murashixii kursiga loo xiray” sida ay hadalka u dhigeen, iyadoo ay hab raacyada doorashada dadban dhigayaan inaan la si in karin shahaadada, lana dhaarin karin, inta laga hu binayo in kursiga laga soo gudbiyo dacwad iyo in ka le muddo 3 cisho ah oo ka bilaabanaysa saacadda iyo maalinta doorashada la qabtay.

"Murashixiintu waxay halkaan ka caddeynayaan in lagula dhaqmay hab aan waafaqsanayn shuruuc da dalka, xuquuqda aasaasiga ah ee muwaadinka iyo xeerarka garsoorka dalka, iyagoo markii hore loo diiday inay ka qeybgalaan tartanka doorashada, Dorr aad ay Maxkamaddii Sare ee dalka ay u ekaatay mid ka meermeereysanaysa qabasha dacwadda oo ah xaq dastuuri ah,” ayaa lagu yiri qoraalka mushara xiinta.

Shanta musharax ee bayaankaan cabashada ah soo saartay ayaa kala ah :

Khaalid Muxumed Maxamuud (Gaabane)

Dr. Cumar Faaruuq Sheekh Cabdicasiis

Maxamuud Cabdiraxmaan Macallin

Dr. Cabdicasiis Maxamed Cabdullaahi (Mataan)

Cabdinuur Maxamed Axmed

Kursigaan oo noqday kii ugu muranka iyo dagaalka badnaa kuraasta baarlamaanka 11-aad ayaa maa lmo ka hor waxaa loo doortay Dr. Maxamed Sheikh Axmed Maxamed oo ay doorteen 98 xubnood oo ergo ah.

Puntland oo war kasoo saartay sheega shadii Somaliland iyo dagaalka Laascaanood

Dowlad-goboleedka Puntland ayaa war-saxaaf adeed kasoo saaray dagaalka ka socda magaalada Laascaanood iyo deegaanada hoostaga, kaasi oo maamulka uu sheegay in uusan qeyb ka aheyd.

"Waxaan cadaynaynaa in aan dowladda Puntland dagaalka qayb ka ahayn, kuna jirin, mowqifkeedi hor ena aan waxba iska badalin,” ay aa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad-goboleedka Pun tland.

Eedeynta Somaliland ay Dorraad markale Puntlnad kula xiriiray dagaalka socda ayaa waxa uu maamulka ku sheegay "in aysan ka duwaneyn kuwii hore ee marin habaabinta ahaa iyo isku day kale oo caalw aa ah oo ay rabto in ay ku siyaasadayso, kuna qariso xa suuqa ay deegaanka ka waddo.”

Puntland ayaa waxay Somaliland ugu baaqday in ay si deg deg ah ciidamadeeda ugala baxdo deega anada gobolka Sool si gargaar bini’aadantinimo loo gaarsiiyo dadka tabaalaysan ee barakacay.

"Dagaalka maalintii 22-aad sida tooska ah uga so cda M/Laascaanood iyo deegaanada hoos yimaada wuxuu u dhaxeeyaa dadka deegaanka oo u dagaal amaya naftooda, sharaftooda iyo rabitaankooda mas iiriga ah iyo dhinaca kale, ciidamada Somaliland oo qori caaraddiis iyo khasab raba in ay ku meel mar iyaan mashruucooda gooni-goosadka ah.”

Dagaalka ka socda Laascaanood ayay waxa uu maamulka Puntland ku macneeyay dagaal gardarro ah oo keenay xasuuq shacab, Barakac baahsan iyo burbur baaxad leh oo aan horay noociisa loo arag.

"Dagaalkaani waa kacdoon shacab oo ka dhashay dilal qorshaysan, caburin iyo xad-gudubyo baahsan oo loo gaysanayey dadka Gobolka Sool 15-kii sano ee ugu dambeeyey,” ayaa lagu yiri war-saxaafade edka kasoo baxay Puntland.

Maamulka ayaa ugu dambeyntiina garab istaag u muujiyey Isimida SSC ee ku sugan magaalada Laas caanood, oo ay sheegeen inay xaq u leeyihiin in ay go’aan ka gaaraan rabitoonkooda iyo maskiirkooda bulsho iyaga oo nabad ah oo aan xabad dhafoorka looga hayn.

Tahriibayaal ay Soomaali ku jireen oo doon kula dagtay xeebaha Talyaaniga

Ugu yaraan 59 qof oo tahriibayaal ah oo ay ku jir aan 12 caruur ah ayaa ku dhintay tobonaan kale ay aa laga cabsi qabaa in la la’ayahay kadib markii do onidii ay la socdeen ay kula degtay badda kacsan ee koonfurta Talyaaniga. Doontay ayaa degtay xilli ay isku dayaysay inay gaarto meel u dhow magaalada Crotone maalintii Axadda. ahriibayaal u kala dhashay dalalka Afghanistan, Pakistan, Soomaaliya iyo Iran ayaa la socday do onta.

Saraakiisha Talyaaniga ayaa sheegay in ilmo yar uu ka mid ahaa dadka dhintay.

Wasiirka arrimaha gudaha Mat teo Piantedosi, oo goo bta boo qday ayaa sheegay in ilaa 30 qof laga yaabo in wali la la ’yahay. Meydadka ayaa laga soo saaray xeebta meel loo tamashle tago oo u dhow xeebta G/Calabria.

Doontan ayaa la sheegay in ay degtay kadib markii uu ku dhacay dhagxaan xili cimiladu ay aad u ad ke yd, waxaana halkaasi ka dhacay howlgal lagu baa digoobayay bad iyo berriba.

Badbaadayaasha ayaa la arkayaa iyagoo bustay aal ku hoos jira, oo ay caawinayaan shaqaalaha bi sha Cas. Ilaalada xeebaha ayaa sheegay in 80 qof la helay iyagoo nool, kuwaas oo ay ku jiraan qaar ay u suurtagashay in ay gaaraan xeebta ka dib markii ay ka degeen doonta.

Ilaa hadda ma cadda tirada rasmiga ah ee dadka la socday doonidaasi oo maalmo ka hor ka soo shira acatay dalka Turkiga.

Shaqaalaha gurmadka ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in doontu ay sidday in ka bad an 200 oo qof, taasoo ka dhigan in in ka badan 60 qof aan la ogeyn halka ay ku dambeeyeen.

Xukuumadda Somaliland oo mar kale War kasoo saartay dagaalka Laascaano

Iyadoo Dorraad Magaalada Laascaanood uu mar kale dib kaga qarxay Dagaal xooggan oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo xoogaga SSC ayaa waxaa arrintaasi war kasoo saartay Xukuumadda Somal iland.war-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in So maliland ay u taagan tahay nabadda, horumar iyo in ay wadamada jaarkeeda kula nool aato nabad, xasil ooni iyo walaal nimo, waxaana mar kale ay ku cel is ay in Puntland ay ku lugleedahay dagaalka ka socda Laascaano.

Waxaa ay sheegtay Somaliland in Ciidamada Maam ulka Puntland oo ay is-garabsanayaan Kooxaha Xoo gagga SSC ay Dorraad weerar kuqa adeen fariisama da Ciidamada Somaliland ee Gob olka Sool.

Qoraalka kasoo baxay Somaliland ayaa sidoo ka le lagu sheegay in Ciidamadeedu ay ka jawaabeen dagaalka ay sheegeen inuu kaga yimid Puntland iyo SSC. Waxaana intaa ay ku dareen in masuuliyada weerarkaaasi ay qaadi doonta MaamulkaPuntland.

Dagaalka ka socda Magaalada ayaa galaya 20 maa lmood oo xiriir ah, waxaana ka dhashay khasaare ka la duwan oo dhimasho iyo dhaawac leh, oo soo kal agaaray dhinacyada dagaalamaaya iyo dadka sha cabka ah ee ku nool magaalada Laascaanood.

Waddanka Chile oo Ciidamo geyn doona xudduu daha si ay u xakameeyaan muhaajiriinta

Waddanka Chile ayaa Dorraad oo Isniin ah ciid amo geyn doona xudduudaha uu la wadaago wad damada Peru iyo Bolivia, si ay u xakameeyaan soo gelitaanka muhaajiriinta aan sha rciga haysan.

Cutubyo ka tirsan militariga ay aa awood loo siin doonaa, inay xir aan qof kasta oo isku daya inuu ka gudbo isgoysyada xuduudaha ee aan la fasixin, iyaga oo u gudbina ya booliska maxalliga ah.Hawlgal ka ayaa socon doona mud do sag aashan maalmood ah.

Wadama kale oo ay ka mid tahay Canada ayaa sidoo kale sheegay inay xiri doonto xadka aan toos ka ahayn ee ay soo maraan magan-galyo doonka ka soo galaya Canada dhanka Maraykanka.Arrintaan waxay kusoo aadaysaa iyadoo dowlad-go balkeedka Quebec ay dowladda dhexe ee dalka Can ada ka co dsatay in la xiro wadada lagu magaca abo Roxham Road oo sanadihii tagay kumanaan soo galooti ah kasoo galeen Canada.


MAXAAN KA OGNAHAY SARKAALKA TABABAR KA SARE HAYSTA EE HOGAAMINAYA DAGAALKA LAASCAANOO?

Waxaa weli ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool dagaalka u dha xeeya ciidamada So maliland iyo kuwa deegaanka ee SSC, kaasi oo ga lay toddobaadkii 3aad. Sida ay ogaatay Caasimada Onli ne, waxaa daga alkan qeyb ka ah Taliye Maxa med Saleebaan (Haybe Shire) oo isagu hadda kamid ah saraaki isha horkacaya ciidamada SSC, oo Dorraad guulo waaweyn ka she egtay dagaalka socda.

Ninkan ayaa deegaan ahaan kasoo jeeda gob olka Sool, wuxuuna kamid ahaa saraakiisha sare ee ciidanka dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo si heer sare ah u tababaray Mareykanka.

Sida ay xogta ku heshay Caasimada Online, sarkaal kan ayaa waxa uu markii hore la socday Garaadka Jaamac Garaad Cali oo Laascaanood tegay daba-ya aqada bishii hore, wuxuuna ahaa taliyaha ilaal adiisa gaarka ah.

Kadib markii uu dagaalka xooggan ka dhex qarxay labada dhinac ayaa waxa uu Haybe Shire toos ugu biiray saraakiisha hoggaamineysa ciidamada SSC.

Haybe Shire ayaa waxa uu ahaa taliyihii kontorool ada guur-guura ee Booliska Soomaaliya ee loo soo gaabiyo MVCP, kuwaasi oo howl-galo joogto ah ka sameyn jiray inta badan magaalada Muqdisho, illaa haddana lama arag meel looga qaaday, inkasta oo uu yimid talis cusub.

Haybe ayaa sidoo kale waxa uu kaalin ka qaatay dagaalka ka dhanka Al-Shabaab. Lama oga in xilkii uu dowladda federaalka ka hayay uu ka rusqeystay ka hor inta uusan tegin Laascaanood iyo inkale.

Sarkaalkan dhalinyarada ah ayaa waxa uu Laascaa nood u tegay si uu la-dareen noqdo beeshiisa iyo da dkiisa oo iyagu kasoo horjeestay gooni isu-taagga So maliland, sida ay sheegtay in ay xogta ku heshay Ca asimada Online. Sarkaalkan iyo askar kale oo tabab ar heer sare ah haysta oo tiradooda la ogeyn ayaa ku sugan magaalada Laascaanood, kuwaasi oo hal kaasi u tagay baaq uga yimid isimida SSC ay u dire en dhalinyarada beesha ee haysta tababarka fiican iyo cidkasta oo qeyb ka noqon karta dagaalka ay ku la jiraan Somaliland, si looga guuleysto maamulka Muuse Biixi.

Somaliland ayaa hore ugu eedeysay dowladda fed eraalka inay qeyb ka tahay dagaalka, islamarkaana ay Laascaanood ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan iyo kuwa ay hore usoo tababartay.

Caasimada Online ayaa sheegtay in aysan si dhab ah weli uma xaqiijin in sarkaalkan iyo askarta kale ee ku sugan Laascaanood ay halkaasi ku joogaan awa amiir ay ka wada socdaan madaxda sare ee DF.

Xigasho:Caasimadda.Net

Dagaalka Laascaanood ka socda oo Dorraad xoogeystay

Wararka laga helayo gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in Dorraad uu sii xoog eystay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolkaasi kaas oo kusii fidayo meelo horleh oo ka baxsan magaaladaasi.

Ilo dadka deegaanka ah ay aa innoo sheegay in dag aalka uu haatan ka socdo dee ga anka lagu magacaabo Diya ara dda, kaas oo 20 KM dhan ka bari uga beegan Laascaan ood.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in dagaalka ay qaadeen ciidamada deegaanka, kuwaas oo weer aray fariisin ay ciidamada Somaliland ee kasoo bax ay Tukaraq ka sameysteen halkaas waxaana hoga aminaya Mahad Cambaashe oo kamid ah milariga Somaliland.

Dagaalka ayaa waxaa labada dhinac ay isku wey daarsanayaan hubka nuucyadiisa kala duwan, ayada oo daryanka hubka iyo madaafiicda laga maqlayo qaybo ka mid ah Sool. Dhinaca kale wasiirka gaasha andhigga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caatee ye oo war kasoo saaray dagaalka ayaa shaaca ka qa aday in kooxo uu ugu yeeray nabad diid iyo ciida mada Puntland ay weerar ku soo qaadeen ciidamado oda, balse ay iska difaaceen.

"Haddaba Maamulka Puntland ee Soomaaliya oo ay is-garabsanayaan Kooxaha nabad-diidka iyo arg agixisada waxa ay Dorraad weerar ku soo qaadeen fa dhiisamada Ciidamada Qaranka ee jooga jiidda hore ku sugan ee Gobolka Sool” ayuu yiri wasiir Caateye.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ciidamada weerar ka soo qaaday lagu dhuftay dharbaaxa kulul, isla-markaana khasaare lagu gaarsiiyay dagaalka ka soc da bariga Laascaanood.

"Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, waxay kaga jawaabeen gardarada iyo weerarka Maa mulka Puntland dhirbaaxo aanay mahadin, masuu liyada weerarka waxa qaadi doonta Maamulka Puntl and-Soomaaliya” ayuu makale yiri wasiirka gaashaa ndhigga.

Waxaa kale oo uu intaasi sii raaciyay” Waxaanu u sheegaynaa Beesha Caalamka iyo wadamada Jaar ka ah in Maamulka Puntland ay gacan siinayaan koo xo argagixiso ah oo doonaya in ay isku fidiyaan guud ahaan Mandaqada Geeska Afrika”.

Xaaladda Laascaanood ayaa faraha kasii baxay sa, waxaana dagaalka uu galay todobad 4-aad, kaas oo sababay dhimashada dad ka badan 150 qof iyo dhaawaca 500 oo kale.

lamaane soomaaliyeed oo ka badbaa day doontii lagu le’day ee ku degtay

 xeebaha talyaaniga

Sida lagu daabacay warbaahinada maxaliga ah ayaaa sheegay in Lamaane u dhashay Soomaaliya oo ka mid noqday dadkii ka badbaaday Doonidii lagu le’day.

Inkastoo warar hore sheegeen inay Lamaane Soomaali ah ku dhinteen Doonidaasi, haddana Warar xilli dambe soo baxay ayaa lagu sheegay inay ka badbaadeen Doonida ku degtay Xeebaha Koonfurta Talyaaniga.

Asal ahaan Muhaajiriinta doonidii ay la socdeen waxay ka soo shiraacatay Xeebta magaalladda izmir ee Galbeedka dalka Turkiga.

45 qof oo ay ku jiraan dhowr carruur ah ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen Doonidii ku degtay Xeebaha Koonfurta dalka Talyaaniga.

Doonidaasi waxaa la sheegay inay dhowr maalmo od (4 ilaa 5 maalmood) ka hor ka soo shiraacatay Xeebta magaalada Izmir ee Bariga dalka Turkiye, sida laga soo xigtay Muhaajiriinta badbaaday.

Waxay sheegeen inay ilaa 150 Muhaajiriin la socdeen Doonida, kuwaasi oo badankooda ka soo jeeday Iran, Afgaanistaan, Pakistan dhowr dal oo kale.

Doonida oo ahayd nooca Alwaaxa ee lagu Kalluumeysato ayaa waxay Waaberigii hore Dorraad ku burburtay meel u dhow Xeebta loo dalxiis tago ee Steccato di Cutro ee Gobolka Calabria.

Sida laga soo xigtay Manuela Curra oo ah Sarkaalad ka tirsan Maamulka Gobalka waxaa la badbaadiyey 81 Muhaajiriin oo 22 ka mid ah la dhigay Isbitaalka, halka 45 kalena ay ku geeriyoodeen Doonida degtay.Boliska Ilaalada Canshuuraha ee Talyaaniga waxay gacanta ku dhigeen Nin lagu sheegay inuu Mukhalas yahay, kaasi oo ay Muhaajiriinta soo fara muqeen, waxaana loo haystaa eedeyn la xiriirta Dad Tahriibin.

Maayarka ama Duqa magaalladda Cutro, Antonio Ceraso waxa uu sheegay inay Haween iyo carruur ka mid ahaayeen dadkii geeriyooday, inkastoo aan weli la haynin Tirada Rasmiga ee carruurta ku geeriyootay Shilkaasi. Antonio Ceraso oo la hadlay Telefishinka Talyaaniga ee The SkyTG24 News Channel waxa uu xusay inuu arkay wax aadan rabin inaad Noloshaada aragto. Waxa kale oo uu tilmaamay inay Doonida ka soo shiraacatay Xeebaha magaalladda Izmir ee Bariga Turkiga 3 ilaa 4 maalmood ka hor, iyadoo Muhaajiriinta badbaaday sheegeen inay Doonida la socdeen 140 ilaa 150 Muhaajiriin. Dadka ba dbaaday waxay badankooda ka yimaadaan Afgaani staan, tiro yar oo Pakistani ah iyo Lamaane Sooma ali ah.

Waxaa Adag in Muhaajiriinta geeriyootay la aqoonsado dalalka ay ka soo jeedaan. Weriye ka tirsan Telefishinka Dowladda Talyaaniga ee RAI waxa uu soo qaatay Qoraal Af Turkish oo ku dul qornaa qeyb ka mid ah burburka Alwaaca we Doonida oo ahaa "Smyrna” oo la micno ah Deked Turkish oo xitaa loo yaqaano Izmir. Dhanka kale, Madaxweynaha dalka Talyaaniga, Sergio Mattarella waxa uu sheegay in badan oo ka mid ah Muhaajiriinta ay ka soo jeedaan dalalka Iran iyo Afgaanistaan, kuwaasi oo ka soo baxsaday Xaal ladaha Adag ee ka jira dalalkooda.

Ignazio Mangione oo ah Sarkaal ka tirsan Laanqayrta Cas ee dalka Talyaaniga oo la hadlay Telefishinka SkyTG24 waxa uu tilmaamay in la rumeysan yahay in carruur tiradooda aad u yar tahay ka badbaadeen Doonida degtay.

Duq Magaalo iyo qandaraaslayaal la xiray

Duq magaallo, kana tirsan Xisbiga haya Talada dalka Turkiga ee Caddaalada iyo Horumarinta ee AKP ayaa Xabsiga loo taxaabay, isagoo ka mid noq day dadka lala xiriirinayo dhismayaashii ku bur uray Dhul-gariirkii bishan 6-dii ka dhacay 11 Gobal oo ka tirsan dalkaasi.

Okkes Kavak oo ah Duqa maga alada Nurdagi ee Go balka Gazi antep (Dilok) ayaa loo taxaabay Xabsiga, isagoo ku eedeysan burbur ku yimid Dhis mooyin ay hirgelisay Shirkadiisa Khaaska ee u qaabi lsan Dhismayaasha.

Duqa la xiray waxa uu Xilkiisa ka sokow ku sha qaystaa Xirfa dda Qandaraasle Dhismooyinka.

In ka badan 10,000 oo Dhismo ayaa la sheegay inay ku hoobteen Dhul-gariirkii saameeyey 11 Gobal oo ku yaalla K/Bari ee dalkaasi.

Hay’adda Turkiga ugu qaabilsan Masiibooyinka iyo Maaraynta Gurmadka ee AFAD waxay Jimcihii sheegtay in Tirada Guud ee dadkii ku dhintay Dhul-gariirkii Mataanaha inay gaareen 44,218 qof.

Magaalada Kahramanmaraş oo keliya waxaa ku dhintay in ka badan 50,000 oo qof

Dhanka kale, Wasiirka Caddaalada ee dalka Tur kiye, Bekir Bozdag waxa uu sheegay in la ballaariyey Hawlgalka lagu soo xirayo Dadka ku lugta leh Dhism ayaashii burburay.

Isagoo Suxufiyiinta kula hadlay magaalada Diyar bakir ayuu sheegay in la xiray 184 Eedeysane oo 79 ka mid ahaa Qandaraaslayaal Dhismooyinka.

Wasiir Bekir Bozdag waxa uu xusay in 612 Eedeysa ne lagu sameeyey Baaritaano ku aadan Dhismayaa shii ku burburay Dhul-gariirkii dhacay bishan Febru ary 6-dii.

Xildhibaannadi soo jeediyey Mooshin lagu dalbanaayo in la sii daayo Cabdalla Muumin

Magacyada xildhibaannadi saxi ixay Mooshinka kiis ka Cabdalla Muumin ee u hiilliyey xorriyadda Sax aafad da iyo dhowrista sharc iyada dalka u yaa lla.1.Xilldhibaan Yuusuf Xuseen Axmed Gama adi id . Xild,2 Da ahir Amiin Jeesoow 3. Xil,Axmed Cabdi Ko oshin 4.Xil.Maxamuud Axmed Aadan,5.Xil,Nasra Saa lax Cabdi ,6. Xil , Dun iya Cismaan Yuusuf,7.Xil,Maxa med C/xmaan Nadiif 8. Xil,Maxamed Muxumed 9.Xil, C/dir Maxamuud Da qare,10 Xil,Maxamed Aadan Daahir .11. Xil Cali Xas an, 12.Xil,Nasra Mahdi Caraa le13., Xildhibaan Yuu suf Maxamed Ismaaciil

14. ildh. Dr Saciid Maxamed Cali, 15.Xil,Mukhtaar Maxamed Guuleed 16. Xil.Aadan Maxamed ,7.Xil Maxamed Cali Cumar,18.Xil,Khaliif Cabdi Cumar 19. Xil ,Maxamed Ibraahim Mucalimu, 20.Xil,Faarah Ca bdi Diini 21.Xil,Maxamuud C/xmaan Cumar, 22. Xil. Sahuur Xaaji Culusow 23. Xil ,Xirsi Aadan Rooble

24.Xil.C/samad Macalin Xasan, 25.Xil ,Maxamed Sh. Nuur,26.Xil Nuuriya Aadan Ciise, xildhibaannada gol aha shacabka ayaa u codewyey Mooshinka wax ay na dalbadeen in xorriyadiisa si deg deg ah uu u helo ayagoo shewgay inuu afduubanyahay.Xoghayaha SJS Cabadalla Muumin ayaa si afdu ub ah looag soo

xiray hotel Jazeera maalinti Khamiis ta.

MURAN KA DHASHAY AAYAD QURAAN AH OO LAGA AQRIYEY SHIRKA BAARLAMAANKA CARABTA

Madaxa golaha shuurada sucuudiga (bidix) iyo Guddomiyaha Baarlamaanka Urdun (Midig) Todobaa dkan dabayaaqadiisa ayay ahayd markii indhaha qaar badan oo ka mid ah dadka isticmaala ba raha bulshada ee dalal ka Carabta ay u soo je est een kalfadhigii 34-a ad ee Midowga Baarl ama annada Carabta oo la gu qabtay dalka Cira aq, iyadoo muuqaal la xirii ra tafsiirka aayad quraan ah uu qabsaday baraha bulshada kaas oo dad badan kedis ku noqday.

Dadka caanka ka ah baraha bulshadu ku wada xidhi idho ayaa Sabtidii faafiyay muuqaal muujinaya guddo omiyaha golaha shuurada ee Sucuudiga "oo saxaya” tafsiirkii afhayeenka baarlamaanka Urdun ee aayad qur’aan ah oo uu soo daliishaday mar uu khudbadii furitaanka ku amaanayay dalka martida loo yahay ee Ciraq.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Urdun Axmed Al-Safaadi, ayaa si gaar ah ugu tilmaamay Ciraaq duco uu u rajeeyay in Ciraaq ay noqoto mid ammaan ah oo xasilloon. Safadi waxa uu akhriyey qayb ka mid ah aayadda qur’aanka kariimka ah: "Eebbow ka yeel dal ammaan ah, dadkiisana ka arzuqi midho”.

Al-Safaadi oo ka hadlayay aayadda uu soo qaat ay ayaa tilmaamay in ducadan uu leeyahay Nebi Ibr aahim, oo mar Ciraaq ku noolaa, sida ku cad tafsirka.

Isla markii uu Al-Safaadi dhammeeyey khudbadii sii, madaxa golaha shuurada ee Sucuudiga, Sheekh Cabdallah Al-Sheikh, ayaa codsaday ka dhex gal si uu u caddeeyo ujeedada aayadda.

Al-Sheikh wuxuu soo dhex galkiisa ku sheegay in aayaddu ay ku soo degtay Maka iyo dadkeeda, ee aan loola jeedin Ciraaq.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri "Aayaddan wax ay ku soo aroortay suuradda Al-Baqara (Aayadda 126), sidoo kale waxay ku soo aroortay suuradda Ib raahim, waxayna dhammaantood sheegeen in me esha loogu talo galay ay tahay Makka Al-Mukarrama.

Farogelintan ayaa noqotay mid aan ka qarsoomi ka rin aaladaha dhijitaalka ah, iyadoo dadka Carabta ah ee ka faalooda ay u kala qaybsameen mid dhaleecee ya "khalad-xun" ee Safadi iyo mid kale oo isaga dif aacaya iyaga oo la yaabay faragelinta khudbada uu kasoo dhex galay diblumaasiga Sacuudiga ahi.

Dadka Twitter-ka kaga hadlayey qaarkood ayaa muujiyay sida ay ula dhacsan yihiin hadalka Guddo omiyaha Golaha Shuurada iyo sida uu u jecel yahay in la saxo "khaladka”,waa sida ay hadalka u dhigeen.

Sidoo kale qaarkood waxay ku eedeeyeen mas’ uulka reer Urdun inuu "qalloocinayo” aayaddaas, wax ayna ka dalbadeen inuu raaligelin ka bixiyo, iyagoo til maamay "in khaladku aanu ku ekayn tafsiirka aayada oo kali ah balse sidoo kale uu si qaldan u khriyey.”

Dhanka kale, qaar kale waxay u qaateen in Al-Sheikh uu buunbuuniyay hadalka oo uu ku eedeeyay Al-Safaadi wax uusan sheegin.

Difaacayaasha Safadi waxaa ka mid ah kuwa aaminsan in erayadiisu "ku yimaaddeen si guud oo duco ah iyo qaab maldahan, oo aanay xaqiijin xidhii dhka aayadda iyo waddan gaar ah”.

Waxaana jira kuwo isku dayay in ay qiil u raadiy aan mawqifka Safadi iyaga oo ku baaqaya ra'yiga cul umo banneeyay "Qur'aanka oo la soo xigto ama la daliishado si wax loo wanaajiya loona qurxinayo".

Si kastaba ha ahaatee, tani ma qancin koox kale oo ku nuuxnuuxsatay in xigashada aayadaha Qur' aanka aysan aqbalin xigasho sarbeeb ama tafsiira sho gooni ah.

Doodda ku saabsan saxnimada mawqifka Safadi iyo Al-Sheikh, waxay ka tarjumaysaa dood ballaadh an oo ay dad badani aaminsan yihiin inay la xidhiidha an hababka kala duwan ee tafsiirka aayadaha Qur' aanka.Doodda ayaa weji kale yeelatay, iyadoo qaar ka mid ah dadka u dhashay dalalka Urdun iyo Sucu udi ga ay ku hawlanaayeen qiimaynta labada nin oo ku salaysan oggolaanshaha siyaasadeed.

Sheekadu ma ahayn mid ka madhan is burin iyo eed eymo, taas oo keentay in koox kale oo soo farageli yey "si ay u caddeeyaan macluumaadka qaar ama ay u diidaan hadalada gardarrada ah ee labada dal."

Safadi oo ka jawaabayay su’aal uu Telefishanka Cir aaq ee "Al-Rasheed” ka weydiiyey buuqa ka dhashay faragelintiisa, waxa uu yidhi, "Samayntii ka dhacday baraha bulshadu ku xidhiidho ma saamayn karto xi dhiidhkeenna, maadaama Urdun iyo Sucuudigu lee yihiin taariikh iyo xidid qoto-dheer.."

Ka dib, dad ayaa Twitter-ka ku faafiyay sawir mu ujinaya kulanka Al-Safadi iyo Al-Sheikh oo ay gacma ha isqabsanayaan, kaas oo ahaa markii uu fadhigu dhammaaday kadib.

Kuwo kale ayaa ku jees jeesay soo hadal qaadka arrinta oo dhan, waxayna ku tilmaameen faragelinta shirka mid wax lagu qoslo ah.

Qaar ka mid ah waxay sidoo kale ugu baaqeen mas 'uuliyiinta Carabta inay fiiro gaar ah u yeeshaan arr imaha muhiimka ah ee u adeegaya muwaadiniinta Carabta.

Halka, qaarkood ay si kaftan ah ula dhaqmeen, iya goo leh "hadaanay soo dhex galkani dhicin maba maqleen shirka Baarlamaan Carabta."XIGASHO:-BBC

SALVADOR: 2,000 OO MAXAABIIS BUDHCAD AH OO XABSI LOO WADO 

SAWIR KA MAXAABIISTA

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Kooxdii ugu horreysay ee 2,000 oo maxaabiis lo oga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin budhcad da El Salvador ayaa loo raray xabsi weyn oo cusub, oo xudun u ah hawlaha madaxweyne Nayib Bukele oo isagu ku dhawaaqay dagaalka ka dhanka ah dambiyada.

Tobanaan kun oo looga shakisan yahay in ay budhc ad yihiin ayaa dalka laga soo aruuriyay xaalad degd eg ah kadib markii ay bateen dilalka iyo dambiyada kale ee rabshadaha wata.

Xabsiga ayaa ugu dambeyntii qaadi doona in ka badan 40,000 oo qof. Sawirrada ayaa muujinaya tiro aad u badano o ah kooxdii ugu horeysay ee maxaabi ista kuwaas oo isku silsiladeysan oo kaxaynayo xar unta cus



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip