HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN27-KA FEBARAAYO 2023-KA

0
Monday February 27, 2023 - 08:52:22 in Wararka by
  • Visits: 466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN27-KA FEBARAAYO 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Ra’iisul Wasaare Xamze Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Madaxa UNSOS

R/Wasaaraha XFS,Md.Hamza Barre ayaa Dorraad xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Mi doobay ee UNSOS, Lisa Filipetto, oo booqasho sag ootin ah ugu timid.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa u ga mahadceliyay Ms. Filipe tto hawshii ay ka qabatay dal ka intii ay madaxda ka ahayd Xafiiska Taakuleynta Soo maaliya ee Q/Midoobay (UN SOS), wuxuuna u rajeeyay mustaqbal wacan.

Lisa Filipetto ayaa dhankeeda uga mahadcelisay dowladda Soomaaliya, sidii diiraneyd ee ay ula shaq eeyeen intii ay ku guda jirtay hawsheeda, waxayna XFS ku boggaadisay horumarka ay ka sameysay ha wlaha sugidda amniga, xasillinta dalka iyo dib u he shiisiinta. R/wasaare xamze oo kulan gaar ah la yee shay madaxa unsos

Wasiirka Haweenka XFS oo booqatay xarunta hay ’adda maareynta masiibo oyinka Qaranka

Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo hormarinta Xuquuqda Aadanaha dowladda FS Khadiija Maxa med Diiriye oo ay wehliyaan hoggaanada kala duwan ee hay’addaha dowladda Haweenka ku matala ayaa Dorraad booqday xarunta hay’adda maareynta masiib ooyinka Qaranka, waxaana halkaas ku soo dhaweey ey guddoomiyaha hay’ad da Md.Max amuud Maca lim Cabdulle.

Guddoomiysha Hay’ad da So DMA Md.Maxa muud Ma calm Cabdulle ayaa wasaaradda haweenka u ballan qaaday in hay’ addu inta karaan keeda ah ay ku taakul eyn doonto haweenka Soo maaliyeed

kusimaha Wasiirka ahna Wasiir ku-xige enka War faafinta XFS oo Dorraad daah furay tartanka Hirgeli Hibadaada

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir ku-xigeenka Wa saaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFSa, Md.Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa Dorraad daah furay, tartanka "Hirgeli Hibadaada” oo ay suuga anleeyda Soomaaliyeed ku soo bandhigi doonaan hibo faneedkooda.

Wasiir ku-xigeenka warfaafinta Sooma aliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cada alla oo ka hadlay madasha furitaanka tartanka "Hirgeli Hibadaada” ayaa shar xay u jeedka tartankan.

"Ujeedka Tartan faneedka "hirgeli Hibadaada” wa xa uu yahay in Bahda Afmaalka ahi ay soo bandhiga an suugaanta ku saabsan wadaniyadda, maslaxadda Ummadda Soomaaliya, tilmaamidda hagardaamada khawaarijta oo dhibaato badan ka geysatay dalkeen na, iyo in ay Suugaanleeyda ay cabir guud ka bixiya an sida aan u ilaashan karno dhaxalkeenna oo ay ka mid yihiin, Diinteenna suuban, ciideenna, calankeen na iyo Xuduudeenna

Md.Cabdiraxmaan Al-cadaala ayaa intaas ku sii da ray in uu madaxweynaha JFS abaal marinayo cid ala ale cidii ku guuleysata kaalimaha sar sare ee tartan ka. Sidoo kale Wasiir Alcadaala ayaa tilmaamay in Khawaarijtu gumaad xun u geysatay muwaadiniinta Soomaaliyeed, iyagoo gabaad ka dhiganayo Diinta islaamka, wuxuu dhanka kale, tibaaxay in araggaxi sadu ku dambeyn doonaan halaag iyo qooma-mayn.

" Waxaan ognahay in ay khawaarij yihiin,ayna wa ajib nagu tahay in aan u midoowno, suugaantana sida ay gumeystihii Qarnigii 20-aad ay ula dagaash ay ayay hadda ula dagaalamaysaa Maleeshiyaadka khawaarijta, waana ka adkaaneynaa, waxa ay dadka uu diideen in masaajida lagu dukado, laakiin Dorraad Alle mahaddii iyaga ayaa gacan ku ganbasho ah” ay uu yiri wasiir ku-xigeenka warfaafinta Soomaaliya.

Md. Al-Cadaala ayaa sheegay inay qorsheynaya an in Tiyaartaka Qaranka lagu dhigo Tartanka Qur’a anka kariimka iyo barnaamijyo kale oo dadka lagu wacyi-gelinayo. "Marka waxaad ogaataan inaan ca malkeynu u niyaysano Cibaado, khawaaritu diin mal aha, in la dilo ama ay wax dilaan, shahaado iyo jan no ayaa lagu gaarayaa, waxaan ammaanayaa kaal inta ay faaaniinta qaranka ka qaadanayaan dagaalka lagu cirib tirayo khawaarijta gabalkeeda sii dhac ayo”.Ayuu yiri wasiir Cadaala.

Madasha waxaa goobjoog ahaa Agaasimaha Gu ud ee Wasaraadda Warfaafinta, Cabdullaahi Xayir Ducaale, Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guure, Agaasimaha Wakaal adda Wararka SONNA, Guddoo miyaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwaan Xirsi Dhuux, Maareeyihiii hore ee Tiyaatar ka Qaranka Abwaan Cabdi Dhuux, Abwa an Saciid Maxmed Harrawo, Abwaan Yaas iin sheekh Salaad iyo kooxda Waabari.

Maxaa looga hadlay kulan uu Dorraad shir guddoo miyey RW Xamse Barre?

R/Wasaaraha XFS.Xamse Cabdi Barre ayaa Dorraad shir guddoomiyey kulanka isuduwayaasha mashaariicda kala duwan ee dalka ka socda, si loo dar-dargaliyohowlaha horutabinta u leh Xukuum adda Dan Qaran iyo adeegyadda dowladda ee san nadka 2023.

Shirka ayaa waxa lagu soo ba ndhigay warbixinta waxqabadya da xukuumadda ee dhinacyada mashaariicda iyo horumarinta arrimaha bulshada ga ar ahaan barnaamijka xasillinta deegaannada laga xoreeyey Al-Shabaab oo ay hada ka socoto dib u soo noolaynta adeegyadii aassaasiga ahaa ee bul shada, isla markaana sanadkan qorshuhu yahay in si dhamaystiran u hirgalaan mashaariicdaasi.

R/Wasaare Xamse Barre ayaa ku bogaadiyey xiriiriy aasha iyo iskuduwayaasha mashaariicaha kala duw an shaqooyinkii ay soo qabteen.

R/Wasaaraha XFS.Xamse Cabdi Barre ayaa tilm aamay sanadkana looga fadhiyo in ay hir galiyaan mashaariico intii hore ka badan oo dhinaca arrimaha bulshada gaar ahaan deegaanada laga xoreeyey Shabaabka.

Dowladda Soomaaliya oo taageero hor leh weydii satay Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiirka arrimaha Dibadda XFS Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa kulan la qaatay wafdi heer sa re ah oo ka socda ururka Iskaashiga wadamada Isl aamka ee OIC oo uu hoggaaminayo kaaliyaha xo ghayaha guud ee Arrimaha siyaasadda danjire Yuu suf Binu Maxamed Al-Dabiici.

Kulanka oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga ka wada hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu muhiimsan yihiin arrimaha Bani-aadannimada ga ar ahaan saamaynta ay roob yaridu ku yeelatay bee ralayda Soomaaliyeed.

Sidoo kale Wasiir Huruuse iyo wafdiga ayaa isla soo hadal qaaday taageerada dadaalka ay dowladda Soomaaliya ugu jirto dhamaystirka dayn cafinta, qaadista cunaqaba taynta hubka ee 32 jirsatay, iyo in wadamada xubna ha ka ah OIC ay garab istaag buuxa siiyaan dowlad da Soomaaliya tartanka ay ugu jirto xubinta aan joog tada ahayn ee golaha ammaanka Q/Midoobay.

Ururka Iskaashiga wadamada Islaamka oo ay xu bno ka yihiin 57 dal ayaa ah kan labaad ee ugu bala aran dunida marka laga tago qaramada midoobay, iyadoo dalka uu ka mid ahaa dalalkii lagu asaasay ururka sanadkii 1969.

Dowladda Federaalka oo sahay u dirtay Laascaanood

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacis ay in magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ay u dirtay dooni sida sahay gargaar, xilli xa alad adag la ga soo sheegayo dadkii uu saameeyay dagaalka so cda.Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa dekedda M/ Muq disho ka dirtay doontan, oo ay sheegtay inay sido shi xnad isugu jirta raashinka qeybihiisa kala du wan. sidoo kale waxaa qeyb ka ah gargaa rkan ay dir tay SODMA gaari nooca gurmadka degdeg ah (Am bulance) oo loogu tala-galay in dhaawacyada rayidka lagu gaarsiiyo goobaha caafimaadka.

Hay’adda ayaa waxa kale oo ay sheegtay in gar gaarkan qeyb kamid ah uu ku waja han yahay deega annadii dhawaan la ga xoreeyay kooxda Al-Shabaab ee gobolka Mudug ee maamulka Galmu dug.

SODMA ayaa sidan oo kale dhawaan diyaarado wada shixnado iskugu jira raashin iyo daawo u dirtay markale magaalada Laascaanood ee xarunta gobol ka Sool, halkaas oo ay ka socdaan dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deega anka ee SSC.

Gurmadkan ayaa kadib waxaa loo sii gudbin doo no magaalada Laascaanood iyo deegaanada ku dhow, oo bulshadii ku nooleyd uu si weyn u saameey ay dagaalkan. Hay’adda maareynta masiiboyinka qaranka ayaa sheegtay in dowladda federaalka ay ka go’antahay in gurmad la gaarsiiyo dadka reer Laa scaanood oo dagaal kula jira Somaliland.

Madaxweyanaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max amuud ayaa hore u balan-qaaday in DFS ay qaadan doonto kaalinteeda gurmadka dadka ku waxyeeloo bay dagaalka.

Ugu yaraan 96 qof ayaa ku dhintay in ka badan laba toddobaad oo iska hor-imaadyo u dhexeeyay cii damada Somaliland iyo kuwa deegaanka magaalada Laascaanood, sida uu sheegay agaasimaha Isbitaal ka Laascaanood.

"Waxaan haynaa 96 dhimasho ah iyo 560 dhaaw ac ah,” ayuu Axmed Maxamed Xasan, oo ah maamu laha Isbitaalka weyn ee magaalada Laascaanood khadka telefoonka ugu sheegay wakaaladda wararka ee AFP.Xafiiska QM ee Isku Xirka Arrimaha Bani’aa

dannim ada (OCHA), ayaa sheegay in 185,000 oo qof ay ka barakaceen M/Laascaanood.

Bayaan kasoo baxay xafiiska OCHA ee Soomaali ya ayaa sidoo kale lagu sheegay in weli ay jiraan wa rbixino ku saabsan dagaallo socda inkasta oo xabad-joojin lagu dhowaaqay.

Ka sokow in tobanaan kun oo qof ay ku barakace en gudaha Somaliland, in ka badan 60,000 oo qof ay aa u qaxay gobolka Soomaalida ee Itoobiya si ay uga baxsadaan rabshadaha, waxaa sidaas she egtay hay’adda QM ee qaxootiga UNCHR.

Muhaajiriin farabadan oo Dooni ku deg tay Badda iyo Meydad badan oo la helay

Ciidanka Ilaalada xeebaha ee Talyaaniga ayaa waxay Dorraad oo Axad ah soo heleen maydadka 30 Muhaajiriin la socday dooni ku degtay xeebta maga aladda Crotone ee Gobalka Calabria ee Koonfurta ee dalkaasi, xilli ay doonida cillad ku timid.Wakaallada Wararka Talyaaniga ee ANSA waxay baahisay in la rumeysan ya hay in ugu yaraan 30 qof ku hafteen doo nida degtay waa berigii hore ee Dorraad oo Axad ah.

Warbaahinta Dowladda Talyaaniga ee RAI ayaa soo tebisay inay doonida oo ay la socdeen in ka badan 100 Muhaajiriin ay waaberigii hore ee Dorraad ku degtay Badda Ionian Sea.

Afhayeen u hadlay Booliska Dab-damiska Talya aniga, Luca Cari ayaa sheegay inay barqanimadii Dorraad soo badbaadiyeen 40 la mid Muhaajiriinta ay doonida la degtay.

Afhayeenka oo qeyb ka ah dadaalka Gurmadka ee lagu raadinayo dadkii ka samata-baxay iyo kuwii ku dhintay Shilkaasi ayaa sheegay inay jiraan Tiro maydad ah oo la helay, balse uusan caddayn karin tir adooda. Maraakiib Gurmad oo ka kala socday Ciid danka Ilaalada Xeebaha, Booliska xuduudaha &dab-damiska dalkaasi ayaa ku hawlan dadaalka Badb a dinta &B/goobka Muhaajiriinta ay la degtay Donida

Xildhibaan Daahir Jeesow oo hanjabaad culus ka soo saaray kiisa Cabdalla Muumin

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo si adag uga hadlay kiiska Weriye Cabdalla Muumin ayaa she egay in wiilkooda ay ku dhegan yihiin rag isku ehel ah, sida uu hadalkiisa u dhigay.

Xildhibaan Jeesow ayaa carabka ku adkeeyey in Weriye Cabdalla uu u afduuban yahay afar wiil oo walaalo ah, isla markaana uu yaqaano cida dishay hadii ay dhib aato soo ga arto.

"Cabdalla ha dii dhereg uu u dhinto cida dishay waan aqaan, afar wiil oo walaalo ah ayuu u afduuban yahay ninkaas, ragas waxay aa minsan yihiin inay yihiin milkiilayaasha dowladda,” ayuu yiri Xildhibaan Daahir Jeesow.

Xildhibaanka ayaa sheegay in guddoomiyihii hor ay u xukumay Weriye Cabdalla Muumin oo xafiiskiisa ugu tegay, isla markaana uu weydiiyey cidda sii de ysay Cabdalla oo markii hore lagu xukumay xabsi.

"Waxaan weydiiyey guddoomiyaha, wiilkaan mar kaa xukuntay xabsi ayuu u soo diyaar garoobay ee yaa soo daayey? Wuxuu igu yiri ma ogi cid deysay, yaa hadda soo xiray ayaan dhahay? Ma ogi ayuu iigu jawaabay, yaa soo dacweeyey ayaan dhahay? Ma ogi ayuu igu yiri,” ayuu yiri Jeesow.

Intaas kadib wuxuu sheegay in maxkamadda racfa anka uu tegay, isla markaana loo sheegay in cid racf aan ka qaadatay kiiskaas aysan u imaan maxkam adda. "Waxaan iri yuu Cabdalla u xiran yahay? Wax aa la iigu jawaabay ma ogi, madaxdii garsoorka oo dhan waxay sheegi waayeen cidda uu Cabdalla u xi ran yahay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Xildhibaan Daahir Jeesow ayaa carabka ku adke eyey in la gara waayey cidda uu u xiran yahay We riye Cabdalla Muumin, markii la weydiiyey hey’adaha garsoorka "Anagu waa naqaan, laakiin nin ku dhiira da waa la waayey afar xildhibaan anagoo ah ayaan hey’adaha garsoorka ku soo wareegnay,” ayuu yiri Jeesow.

Xildhibaanka oo hadalkaan ka jeediyey kulan uu la yeeshay xubno ka mid ah beeshiisa Gaaljecel ay aa reerka kula dardaarmay in dowladaan aysan wa xaba ka sugin ee dhulkooda ay xoreystaan, kadibna ay beerahooda tabcadaan.

Wuxuu ku faanay in dhul qani ah oo beerashada ku fiican ay cidiisu degto, balse ragga dowladnimada ku dulminaya aysan dhul laheyn, sida uu hadalka u dhigay.

Marar badan ayaa kiiska Weriye Cabdalla Muum in lagu eedeeyey wasiir ku xigeenka warfaafinta Ca bdiraxmaan Al-Cadaala, laakiin ma jirto wax cadeyn ah oo ilaa hadda lasoo bandhigay, waxaana xusid mudan in Cabdalla oo maalmo ka hor lasii daayey hadana lasoo xiray.

Askar ka tirsanaa DANAB oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Ballidoogle

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaar aha ka dhashay shil diyaaradeed oo gelinkii dambe ee Sabtidii ka dhacay duleed ka xerada Ballidoogle oo ku taalla gobolka Shabeelaha Ho ose, taas oo lagu tababaro cii danka Danab.

Shilkan ayaa yimid, kadib markii ay diyaraad Helico pter ah la dhacday ciidamo ka tirsan DANAB, xili ay ku guda jireen tababar.

Mid kamid ah askata ku jirta xeradaasi oo la had lay warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegay in askar ta Soomaalida ah ee la socday diyaaradda ay ahaa yeen illaa sideed askari, kuwaas oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday shilka ay ku galeen gobolka Sh/ Hoose.Ugu yaraan afar askari ayaa ku dhintay shilk an, halka ay ku dhaawacmeen afar kale oo kamid ah ciidamada Danab ee ku jiray tababarka.

Sidoo kale waxaa diyaaradda saarnaa laba askari oo ka soo jeeda dalka Uganda iyo mid cadaan ah oo ahaa Pilot-ka diyaaradda, kuwaas oo iyaguna ay dha awacyo soo gaareen. Askarta geeriyooday iyo kuwa dhaawacmay ayaa ku guda jiray inay bartaan sida loo howlgeliyo diyaaradaha, taas oo qayb ka aheyd tababarka ay ku qaadanayeen halkaasi.

Waxaa sidoo kale askartaan ay mid ahaayeen ciid ankii uu dhawaan ra’iisul wasaare Xamza ku booqd ay xerada Ballidoogle oo ay gacanta ku hayaan sara akiil Mareykan ah.

Illaa iyo hadda ma jiro wax faahfaahin ah oo ka soo baxay taliska ciidamada Xoogga dalka Soomaal iyeed oo ku aadan dhacdadaasi.

Si kastaba, xerada Ballidoogle ayaa waxaa si ga ar ah loogu tababara ciidamada Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo qalab iyo taageero ka helo dowladda Mareykanka.

Xildhibaano katirsan barlamaanka Soo maaliya oo kasoo muuqday degaanka Tukarraq

Xildhibaano ka tirsan Dawlada Fedralka Soomaa liya ayaa tagay deegaanka Tukarraq ee gobolka So ol, halkaas oo ay isaga baxeen ciidamadii Somalil and ee farriisinka ku lahaa deegaankaas.

Tukarraq waxay 70km u jirtaa magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, waxaana halkaasi illaa 2018 haystay ciida mada Somaliland.

Dagaal Dorraad halkaasi ka dhac ay ayaa la sheegay inay ciidam ada Somaliland ku baneeyeen saldhigyadoodii ugu weynaa ee halkaas.

Xildhibaanada booqday ee katirsan barlamaanka Soomaaliya waxaa kamid ah,Xildhibaan Cabdi War same Qawdhan iyo Xildhibaan Cali Xoosh.

Waxay kasoo muuqdeen bartamaha Tukarraq, iya goo socdaal ku tagay goobihii ay ka baxeen ciidama da Somaliland. Waxay saaxafadda ka sheegeen in Tukaraq laga saaray Somaliland.

Cabdinuur oo si la yaab leh uga falceli yay doora shadii Muqdisho ee kursiga Hop086

Siyaasiga Cabdinuur Maxamed Axmed oo horey u soo noqday agaasimihii warfaafinta ee madaxtooya da ee dowladdii hore, kana mid ahaa saaxibadii aad ka ugu dhowaa Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay doorashadii kursiga loo diiday Fahad Yaasiin ee Hop086, kaas oo Dorrraad doorashadiisa lagu qabtay Muqdisho.

Kursigan ayaa waxaa kusoo baxay Dr. Maxamed Sheekh Axmed, kaas oo helay 98 cod oo gacan taag ah, kadib markii uu tanaasulay musharrixii la tart ami lahaa.

Cabdinuur Maxamed oo ka falceliyay doorashad aas ayaa ugu horreyn u mahadceliyay taageeriyaaa shiisa iyo saaxibadii la shaqeynayay inta uu ku jiray ololaha doorashada. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in uusan guul-daraysanin, isaga oo sababta ku shee gay in uusan tartan dhicin, isla-markaana doorasha da ay aheyd mid lagu shubtay.

"Tartankii kursiga kumaaan guul-darraysan oo qor aalkani kama dhigna shaacinta in la igaga adka aday maxaa yeelay tartanba ma jirin!,” ayuu qoraalkan ku yiri Cabdinuur.

Sidoo kale wuxuu ayaan darro ku tilmaamay in isa ga iyo musharixiintii kale loo diiday inay u tartamaan kursigaasi oo kamid ahaa kuraastii uu khilaafka ka taagnaa illaa 2022-kii.

"Waxa ayaan-darro ah inaan naloo oggolaan u tar tamidda kursiga iyada oo aanay sababtu ahayn ina an buuxin waayay shuruudihii” ayuu markale hadalk iisa raaciyay. Halkan hoose ka aqriso:-

Musharax Cabdinuur Maxamed AxmedDORRAAD IYO BARRIBA MATALAADDAN WACAN WAA NOO MUHIIM!!!.

Waxaan rabaa inaan fursaddan uga faa’idaysto u mahad celinta qoyskayga, saaxiibbaday, taageeraya ashayda iyo dadka deegaan doorashada kursiga Hop 086, kuwaasi oo i garab istaagay usbuucyadii la soo dhaafay iyo muddadii aan halganka ugu jiray ka qayb-gelidda tartanka hoggaaminta iyo metelaadda dadkayga. Waxa sharaf ii ah oo i farxad geliyay taa geerada weyn ee aad ii muujiseen intii aan ku guda-ji ray geeddigan siyaasadeed. Arrintaasi waxa ay dhab ahaan marag u noqotay in aan la hor istaagi karin dhallinyaradeenna doonaysa inay metelaan dadk ooda.

Qodob baanse rabaa inaan hoosta ka xarriiqo: ta rtankii kursiga kumaaan guul-darraysan oo qoraalk ani kama dhigna shaacinta in la igaga adkaaday max aa yeelay tartanba ma jirin! Waxaan keliya fursaddan uga faa’idaysanayaa inaan la dabbaal-dego dhamma an dadkii qaybta ka ahaa halganka. Awoodda codke ennu wuxuu inoo suurtageliyay inaan taariikh reebno.

Waxa ayaan-darro ah inaan naloo oggolaan u tart amidda kursiga iyada oo aanay sababtu ahayn inaan buuxin waayay shuruudihii, balse taa beddelkeeda waa nala hor istaagay markii la arkay aaminaadda & kalsoonida aad ku qabtaan hoggaamintayda oo ahayd mid cad oo muuqatay.

Malaayiin ka mid ah dhallinyarada qarankeenna ayaa leh hammi sare oo hoggaamin, waxayna diyaar u yihiin inay isbeddel u horseedaan dalka. Dhallinyar ada Soomaaliyeed waa ay awoodaan hoggaaminta dalkooda, inaan arrintaas caddeeyo ayaana u raadin ayay kursiga. Hankayga la xiriira in dhabbo iyo dariiq cusub loo jeexo da’yarteennu wuu sii xoogaystay.

Waxaaan adeegsan doonnaa dhammaan hababka kala duwan iyo kuwa sharci ee noo furan si aan u xa qiijinno xaqeenna metelaadda dhallinyarada iyo dad ka uu ka dhexeeyo kursiga Hop 086.

Balse inta ka horraysa, qoraalkani waxaan uga dan lahaa u mahadcelinta qof kasta oo idin kamid ah oo marxaladdan i garab istaagay.Tixgelin,

Cabdinuur Maxamed Axmed Musharrax Xildhibaan HoP086

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somali land oo sheegay in xukuumadu xidhay dhammaan wadooyinkii nabada Laasca anood

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabd irisaaq Khaliif Axmed, ayaa madaxweynaha Somal iland ku eedeyay in uu hor istaagay dhamaan talaa booyinkii nabad looga dhalin lahaa magaalada Laa scaanood.

"Waxan rabaa in aan halkan ka cadd eeyo talaabo kasta oo nabadeed oo aanu qaadnay in ay ka socon wayday dhinaca madaxweynaha" ayuu yidhi Khaliif. Waxa uu sheegay in nidaamka xukuumadu u maamu shay colaada magaalada Laascaanood aanu ku qanacsanayn, isaga oo sheegay in sheegashada xukuumada ee ah in ay argagixiso la dagaalamaysa ay xaalada faraha ka saartay, waxaanu ku tilmaamay in ay ahayd talaabo meel ka dhac ah.

Waxa uu sheegay in magaalada ay ciidanku duqay mo u gaysteen "Arrinta waxa soo raacday in magaa lada lagu waday duqayn aan loo aabo yeelin, oo la duqeeyay goobihii adeega oo ay mid yihiin isbitaal adii ... runtiina aad ayaan uga xumahay, la duqeeyay meelkasta oo dadkan adeeg guud loogu qabanayay".

Waxa uu ciidamada Somaliland ku eedeeyay in ay danbiyo dagaal ka gaysdeen gobolka, wuxuuna shee gay in magaalada lagu duqeeyay amar ka madaxw eynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Ugu danbayntii, waxa uu sheegay in uu baarlam aanka ku matalo dadka gobolka Sool, isla markaana uu la qabo dhib iyo dheef waxay qabaan, wuxuuna madaxweynaha usoo jeediyay in uu aqbalo war-murtiyeedkii kasoo baxay garaadada.

Ciidamadii Somaliland ee ku sugnaa magaalada Laascaanood ayaa la sheegaya in ay Habeen hore ka guur een, oo ay dageen xeryo magaalada ka fog, aqoony ahanka Somaliland ayaa Habeen hore madaxweynaha ugu baaqay in uu ciidanka ka saaro magaalada.

Xildhibaan ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo ‘guutada madaxtooyada’

Xildhibaan Cabdiladiif Sanyare oo ka tirsan gol aha shacabka ayaa kulankii baarlamaanka ka she egay inuu ka shakisan yahay ciidanka ilaaliya Mad axtooyada Soomaaliya.

Xildhibaanka oo aragti ka dhiibtay hadal heyn ka dhalatay xildhibaanada qaar oo cabasho ka soo gudbiyey ba aritaan lagu sameeyey ayaa sheegay in ciidanka ilaaliya madaxtooyada ay marin habaabinyaan sugidda amniga.

"Guutada madaxtooyada anigu shaki badan ay aan ka qabaa, sababtoo ah markii amniga laga hadlo xildhibaanada ayey isku taagaan, maalin dhaweeto mid ayaa I istaajiyey markaas ayuu igu yiri darawalka gaariga kuu wada mid kuu qoran maaha ee iska laabo, marka sugidda amniga halkaas nagama jiro ee ciidanka ilaaliya waan ka shakisanahaye dib ha loo eego,” ayuu yiri Sanyare.

Xildhibaanka ayaa marin habaabin amni ku til maamay in la baaro xildhibaanada, "Waa marin haba abin, meeshii amni xumadu jirtay ayaa la iska marin habaabinayaa, markaasaa xildhibaanada jeebkooda gacanta la gelinayaa,” ayuu yiri.

Xildhibaan Cabdiladiif Sanyare ayaa baarlamaan ka ka hor sheegay in ciidanka madaxtooyada ilaaliya ay xildhibaanada beegsadaan markii amni darro la sheego. "Meeshii amnigu jiray meel aan aheyn ayaa la aadayaa mar kasta, waxaan soo jeedinayaa in guu data madaxtooyada la baaro oo dib loogu noqdo, wa xa wax qaldaya oo sharciga ku tumanaya waa aya ga,” ayuu yiri.

Xildhibaanka ayaa dembi weyn ku tilmaamay in gaar loo beegsato xildhibaanada gabdhaha ah oo ba aritaan gooni ah lagu sameeyo, "In gabadha gaar loo baaro oo boorsadeeda la fago, ninkana gudub la dh aho waa dembi kale, waxaana halkaas ka soo ba xaya xoriyad la’aantii ay dumarku ka caba jireen,” ayuu yiri Xildhibaan Sanyare.

Ugu dambeyntii Xildhibaanka ayaa guddoonka ka dalbaday in la sameeyo guddi ka soo shaqeeya amn iga iyo ilaalinta xasaanadda xildhibaan oo kulamada dambe ku soo celiya warbixin waafi ah.

Golaha Wakiilada Somaliland oo soo sa aray qod obo khuseeya xaalada Laascaanood

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ku baaqay in dhinacyada ku dagaalamaya Laascaanood ay ciida mada kala fogeeyaan, wadahadalna layskugu yima ado. Kadib kulan albaabadu

u xidhnaayeen oo ay Dorraad is ku gu yimaadan xubnaha goluhu, ay uu goluhu ku baaqay in ciidamada la kala fogeeyo, in salaadiinta Somaliland iyo garaadada Sool ay kulmaan, wuxu una magaacabay guddi ka shaqaysa arrimaha Laas caanood.

Goddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cab dirisaaq Khaliif Axmed, oo Laascaanood ku sugan, ayaa dhankiisa xukuumada ku eedeeyay talo xumo iyo in ay gaysatay tacadiyo xuquuqda aadanaha ka dhan ah, wuxuuna sheegay in la fikiryahay garadada.

Khaliif oo markale waraysi siiyay Gaylan Media, ayaa ku baaqay in ciidamada Somaliland laga raro deeganadaas, kadibna Somaliland iyo waxgaradka gobolka Sool ay wadahadal iskugu yimaadaan.

Ciidamada Somaliland ayaa Habeen hore xili danbe iska ga guuray fadhiisimadii ay ku lahaayeen magaalada Laascaanood, kadib baaqyo isdaba joog ah oo dhin acyada lagaga codsanayay in ay ciidamada kala qaadaan.

Iska hor imaad ciidamada Somaliland iyo ciidamo maleyshiyaad ah ku dhex maray Tukarraq

Wararka aan ka helayno deegaanka Tukarraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi uu iska hor imaan ku dhexmaray ciidamada Somali land iyo ciida mo maley shiyo beeleed ah oo halkaas fa rriisin ku lahaa tododlbaadyadii ugu dambe eyay.Iska hor imaadkan oo la isku ade egsaday hub ka nuucyadiisa kala duwan ayaa mud do kooban ka socda farriisimaha ciidan ee labada dhinac.

Wararka aan helayno waxay sheegayaan in ciida mo ka yimid magaalada Garowe oo u abaabulan hab beeleed ay weerareen saldhigga ciidanka Somaliland ee deegaanka Tukarraq.

Lama oga khasaaraha ka dhashay weli. Waxaa na la isku tuurtuuray madaafiic. Warbaahinta maxall iga ah ayaa sheegaysa in ciidamada Somaliland laga durkiyay fariisimaha Tukarraq balse si dhab ah war kaas looma xaqiijin.

Ciidamada Somaliland ee ku sugnaa Tukarraq ay aa Habeen hore qeyb kamid ah u guuray dhinaca saldhigga Goojacadde oo 7 km u jira Laaacaanood.

Wararkii ugu dambeeyay Xaalada maga alada Laascaanood iyo Ciidamada Soma liland oo isaga baxay difaacyadoodii

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in Habeen hore ciid amada Somaliland ay dib uga ruqaansadeen inta badan goobahii lagu dagaalamayay ee magaalada Laascaanood.

Goobaha lasoo warinaayo iney isa ga baxeen ciidama da Somaliland ayaa wax aa ka mid ah guriga gob olka Sool oo la tilmaamay in aroor nimadii hore ee Dorraad la wareegeen ciidanka deega anka ee dagaalka kula jira ciidamada Somaliland.

Wararka waxay intaasi ku darayaan in ciidamada deegaanka ay isku balaariyeen goobaha difaacyada ee Habeen hore ay baneyeen Miltariga Somaliland ee ku yaala duuleedka magaaladaasi.

Lama oga sababta rasmga ah ee ka dambeysa dib u gurashada ay sameeyeen ciidamada Somalil and oo Todabaadkii sadaxaad oo xiriir ah kula dagaa lamayo magaalada L/Caanood ciidanka deegaanka.

Wararkii ugu dambeeyay ee Dorraad laga helayo M/Laascaanood ayaa sheegaya in xaaladu degan ta hay kadib dagaal qaraar oo Dorrraad halkaasi ka dha cay oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad gaa raya 20 ruux.

ATMIS oo war ka soo saartay shil diyaa radeed ka dhacay Bal idoogle

Howlgalka ATMIS ayaa faah faahin ka bixiyay shil diyaaradeed geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Dorrraad ka dhacay deegaanka Balid oogle ee gobolka Shabeellaha hoose.

Saddex ka mid ah 11-raka ab oo saarnaa diyaaradda ay aa ku geeriyootay shilka, halka 8-sarkaal oo dhaawac ah loo soo qaaday magaalada Muqdisho si gurmad caafima ad loogu sameeyo.

Ergayga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgalka ATMIS Amb: Mohamed El-Amine Souef ayaa tacsi u diray qoysaska dadkii geer iyooday, isagoo bogsasho deg deg ah u rajeeyay saraakiishii kale ee dhaawacantay.

Dhinaca kale, howlgalka ATMIS ayaa sheeg in so cda baaritaanno lagu ogaanayo waxa sababay shilka diyaaradeed ee geystay Khasaaraha.

Al-Shabaab oo looga daba tegay godod kii ay ku dhuumaaleysanayeen

Dagaalka Al-Shabaab ayaa waxaa laga gaaray gu ulo waaweyn, ayada oo kooxda lagala wareegay dee gaano horleh, waxaana dambeyntii maleeshiyaadka kooxda loogu tegay godadkii ay ku dhuumanayeen ee gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Abuukar Axmed Cabdulle oo ah Taliyaha Macaawisleyda ee dee gaanka Ceelbaraf iyo nawaaxigeeda oo la hadlay wa rbaahinta dowladda ayaa sheegay in kooxda Al-Sha baab ay kala wareegeen gododkii ay ku dhuumale ysanayeen ee Beerta Cabdirisaaq oo 15-km dhanka galbeed kaga beegan deegaanka Oobaalle ee gob olka Sh/Dhexe. "Gododkan ayay ku jireen oo ay ku dhuumanayeen, naf jecli inta ay ka qabaan god inta ay qoteen sida bahaladii oo baco lagu raray oo qoryo la saaray ayaa carro dusha looga shubay,” ayuu yiri Taliye Abuukar.

"Intaas waxaa u geynayo oo juqdaas geliyay wa xa waaye cabsi, haddii ay geesayaal yihiin waxay noo istaagi lahaayeen bannaankaas ama waddooyin ka, waa fuleynimadooda.”

Xasan Hiiraale oo kamid ah saraakiisha ciidama da deegaanka ayaa sidoo kale waxa uu warbaahinta dowladda u sheegay in ciidamada huwanta ay sii baa csanayaan firxada Shabaab, oo uu sheegay inay u baxsadeen deegaanada fog-fog.

"Nimanka harsiga iyo hooyaadka u diiday ummad da inaan maalmahan baacsigooda ku jirnay, Illaaha-Mahad-leh oo Dorraad namakinay meesha aan joo gno, meesha aan joogno waa beerta Cabdirisaaq oo 15-km dhanka galbeed kaga beegan deegaanka Oob aalle,” ayuu yiri.

Maleeshiyaadkii Shabaab-ka ahaa ee ku sugnaa halkaasi ayaa goobta kaga cararay hub iyo agab kale, kuwaasi oo ay gacanta ku dhigeen ciidamada Macaawisleyda.

Kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa gebi ahaanba laga sifeeyay tuulooyinka Wabiga dhanka galbeed iyo dhanka bari ka saaran, goobahaasi oo ay ka soo abaabuli jireen weerarada gaadmada ah ee ay ka fulin jireen gobollada Sh/Hoose iyo Hiiraan.

Ciidanka Booliiska dagmada Dayniile oo gacanta ku dhigay saddex nin oo Shaba ab ah oo bajaaj ku watay qori RBG ah

Ciidanka Booliiska degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa Habeen hore gacanta ku soo dhigay seddax nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo watay hub.

War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in lasoo qabtay raggaan iyagoo moota Bajaaj ku watay Qori RBG ah, oo la sheegay inay damacsanayaan inay ku dhibaateeyaan shacabka gobolka Banaadir.

Booliiska ayaa sheegay in raggaan lagusoo qabtay howlgal ka dhacay degmada Dayniile, waxayna kusoo aaday qabashadooda labo maalin kadib markii ciidanku sidoo kale soo qabteen hub iyo waxyaabo qarxa oo lagu qabtay degmada Hodan.

Booliiisku waxay qabteen hubkaas oo lagu rarayay gaari Hoomeey ah iyo raggii gacmaha kula jiray.

Booliisku waxay sheegeen in hubkan loo adeegsan lahaa in weerar lagu fuliyo, balse ay ka

Caaqil Falaalug: Muusow adduunka mee shii aad tagtaba waxad noqonaysa danbiile

Afhayeenka Guddida 33-ka ee Garaadada dha qanka ee ku sugan magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in ay ciidankii Somaliland ka saareen mag aalada, isla markaana uu madaxweyne Biixi yahay danbiile.

Afhayeen Caaqil Cabdirisaaq Xasan Falaalug, ayaa madaxweynaha ku tilmaamay in uu hadana danbi gaystay xukuumada uu madaxda ka yahayna uu ku helay dhiig uu galay.

"Muusow wixii aad doonaysay waad he shay, umadana wixii aad u gaysan karaysay waad u gaysatay, una malayn maayo in aad darajo ku hel aysid, ta Dorraad aad haysato mid ka badan kuma he laysid, ta aad Dorraad haysatana dhiigii umada ayaad ku heshay" ayuu dhi Caaqil Falaalug.

Waxa uu sheegay in dagaalka gobolka Sool uu mada xweynaha Somaliland ka dhigayo danbiile caalami ah, isla markaana ay cadaalad la tiigsan doonaan, madaxweynaha.

"Waxay kuu kordhinaysa uun in aad noqotid tuke cambaar leh, adduunka meeshii aad ka tagtidna aad noqonayso danbiile, adiga iyo in kale oo badan oo ku gula jirta maamulkaaga, umada dhiigoodu hadur noq on maayo" ayuu yidhi falaalug. Waxa uu sheegay in deegaanka Laascaanood ay nabad tahay, isaga oo ku andacooday in ay ka guu laysteen ciidamada So maliland ee Laascaanood ku sugan,wuxuuna shacab ka ugu baaqay inay nabad galyada ilaashadaan.

Shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Masar

Taliska Ciiddanka Cirka ee dalka Masar ayaa she egay inay burburtay Diyaarad Dagaal ee nooca Taba barka kadib markii sida la sheegay ay Cillad Farsa mo la soo gudboonaatay, iyadoo uu Duuliyihii uu Dal layad ama Baarshuud kaga booday Diyaa radda, ka hor intaysan dhulka ku burburin.

Dhanka kale, Guddi Farsamo ayaa la magacaab ay, kuwaasi oo bilaabay Baaritaanka waxa sababay Shilkaasi.

Afhayeen u hadlay Ciiddanka Cirka ee dalka Ma sar waxa kale oo uu sheegay in Shilal noocan oo ka le ay dhaceen bishii November ee sanadkii hore ee 2022-kii, bilihii June sanadkii 2019-kii iyo November sanadkii 2018-kii.

Dhamaan shilalkaasi waxay dhaceen xilli lagu gud a-jiray Duullimaadyo Tababar.

D/Sooma aliya oo markale ka hadash ay dagaalka ka soc da M/L/Caanood

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay dagaalada ka so cda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa markale sheegay in dowladda Fedaraalka ay ka xuntahay dhibaatada wali ka taagan Laascaanood.

Wasiir Axmed Macalin Fiqi oo hadal ka jeedinaayay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa xusay in mowqifka dowladda ee dagaalada ka socda Laasca anood uu yahay in si deg deg ah xabada loo joojiyo, isalmarkaana Somaliland ay ciidankeeda ka saarto magaalada laascaanood.

"Dowladda Soomaaliya waxay ka xun tahay dhib aatada ka socota Laascaanood waxayna markale ku baaqeysa in la joojiyo dagaalka oo ay Somaliland ciid ankeeda ka saarto Laascaanood, waa laga soo gudb ay waxa ka socda Laascaanood oo ah wax qadiimi ah dagaalkii saf u dirirka ahaa iyo duqeymaha bur burka leh dowladda Soomaaliyana Mowqif cad ayay ka qaadatay oo ah in la joojiyo dagaalka ciidamada na laga saaro magaalada" ayuu yiri Wasiir arrimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi.

Hadalka wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshi isiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa imaanaya, iy adoo dagaalada ka socda magaalada Laascaanood ay galeen Todobaadkii sadaxaad oo xiriir ah, islama rkaana dadka ku dhintay dagaaladaasi ay kor u dhaa feen in ka badan 100 ruux kuna dhaawacmeen ku dhawaad 600 oo ruux, halka ay ku barakaceen in ka badan 185,000 oo qof.

Somaliland oo shaacisay qorshaha ka dambeeya faarujinta saldhigyo dhowr ah

Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadashay sababta ay ciidamadeedu uga bax een saldhigyadii ay ku laha ayeen magaa lada Laas caanood iyo aagg aga ka agdhaw.

Somaliland ayaa she egtay in ka bixista ciida madeeda ee goobah aasi uu yahay qorshe ay dhankeeda ku dhaqa n-geli nayso xabad joojintii ay dhawaan ku dhaw aaqday.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Ciise Keyd oo soo saaray war-saxaafadeed ku qoran luu qada Ingiriiska, ayaa waxa ku sheegay in tallaa badan ay u qaadeen si ay beesha caalamka iyo bul shada Somaalida ugu muujiyeen in dhankooda ay ka go’an tahay xabad joojin hirgasha.

"Arrinta ka socota Laascaanood waxay xukuumad da kalsooni ku qabta in xal laga gaari doono. Si loo yareeyo dhibaatada soo gaadhaysa shacabka iyo markii aanu garwaaqsanay baaqyada nagaga imana ya muwaadiniinta iyo saaxiibadayada caalamiga ah waxaa Dorraad xilli hore dib looga soo qaaday ciidam ada Somaliland fadhiisimihii jiidda hore, iyaga oo is kugu tagay saldhigyo cayiman,” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland.

Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in xuk uumadda ay ka go’an tahay in Laascaanood aysan gabaad u noqon kooxaha argagixisada, isaga oo ku baaqay in ciidamada deegaanka ee hubeysan ay si deg deg ah uga baxaan magaalada Laascaanood.

"Jamhuuriyada Somaliland waxay meel adag ka taagan oo ay ka hortageysa dhamaan xoogaga male eshiyaadka ee huwanta ah oo ay ku jiraan kuwa xag jirka ah ee ku abuurmay Laascaanood in ay si deg deg ah uga baxaan.”

"Ciidamada Somaliland waxay awood buuxda u leeyihiin inay qaadan tallaabooyin kasta oo lagama maarman u ah adkeynta iyo ilaalinta nabad-gelyada, iyo weliba dhowrista & jiritaanka Qaranka.”

Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in xu kuumadda uu hoggaamiyo Muuse Biixi ay ka go’an tahay in miiska wada-hadalka xal looga gaaro xiisada taagan, islamarkaana ay socdaan dadaaladii nabada ee uu kal hore bilaabay madaxweynaha Somaliland.

"Somaliland waxay awood u lahayd waligeed, oo had dana ka go’an in ay arrimaheeda gudaha iyadu xal ka gaadho, sidaas oo aanu yeelnay todobanaan sa nno. Anaga oo nabada iyo dimuquraadiyadayada ila ashanayna, dowladu waxay ku kalsoon tahay in xaaladda hadda ee Laascaanood la xalin doono.”

Somaliland ayaa Habeen hore xilli dambe illaa Dorraad waa berigii faarujisay fadhiisimihii iyo saldhigyadii ay ku laheyd magaalada Laascaanood iyo aaggaga ka ag dhaw, kuwaasi oo qaarkood ay la wareegeen ciidam ada deegaanka ee SSC, kadib markii ay ka baxeen ciidamada Somaliland.

Jordan oo martigelinaysa wada-hadallo nabade ed oo dhexmara Israa’iil iyo Falastiin

Dowladda Jordan ayaa lagu wadaa in ay martig eliso kulan u dhaxeeya mas’uuliyiinta ugu sareysa Is raa’iil iyo Falastiiniyiinta, si loo hakiyo rabshadaha dhimashada badan ee ka socda Daanta Galbeed ee la heysto.

Kulanka Dorraad oo Axad ah ayaa lagu wadaa in uu ka furmo dekedda Caqaba ee badda cas, waxaa na ka qeyb galaya wakiilo ka socda Mareykanka iyo Masar.

Wadahadalladan la qorsheeyay ayaa imaanaya maalmo kadib markii ciidamada Israa’iil ay weerar ku qaadeen magaalada Nablus ee daanta galbeed ee la haysto, halkaasoo ay ku dileen 11 falastiiniyiin ah.

Sarkaal ka tirsan dawladda Urdun, oo la hadlay wak aaladda wararka ee AFP, ayaa sheegay in kulanka la xiriira amniga iyo siyaasadeed ee Dorraad uu qayb ka yahay dadaallada kor-u-qaadka ah ee ay wadaan Urdun oo kaashanaya maamulka Falastiiniyiinta iyo dhinacyada kale, si loo soo afjaro dhibaatooyinka ka yimaada dhanka Israel.

Wadahadallada ayaa looga golleeyahay in lagu heshiisiiyo dhinacyadaasi,isla markaana lagu yare eyo dhibaatooyinka soo gaara dadka reer Falastiin,” ayuu yiri sarkaalka, oo codsaday in aan magaciisa la sheegin.

WALAALAHA MUSLIMIINTA AH EE LABAATANKA SANO KU XIRNAA GUAN TANAMO BAY EE HADDA LA SII DAAYAY

XIGASHADA SAWIRKA,REPRIEVE Ahmed Rabbani

Ahmed Rabbani

Labo walaalo ah oo ka soo jeeda dalka Pakistan ku waasoo ku dhowaad 20 sano ku xirnaa xabsiga milatariga Mareykanka ee Gua ntanamo Bay ayaa la sii daayay iyagoo aan wax dembi ah loo heysan.

Abdul iyo Mohammed Ah med Rabbani ayaa laga soo xiray Pakistan sanadkii 2002.

Aqalka Pentagon ayaa sheegay in Abdul Rabbani uu ka howlgali jiray guri ay lahaayeen al-Qaacida, halka walaalkiis uu safarrada iyo dhaqaal aha u abaabuli jiray hoggaamiyeyaasha kooxda.

Walaalaha ayaa la sheegay inay jirdil kala kulmeen sara akiisha CIA, kahor inta aanan loo gudbin Guantanamo.

Labadaba waxaa dib loogu celiyay Pakistan.

Xerada Guantanamo, oo ku taalla Cuba, ayaa waxaa sameeyay madaxweynihii hore George W Bush sanadkii 2002 si loogu xiro dadka ajaanibta ah ee looga shakiyo argagixisada kaddib weerarradii 9/11 ee New York. Waxay ku taallaa saldhigga ciidamada badda ee Ma reykanka.

Balse xerada ayaa waxaa lagu cambaareeyay qaab abka su’aalo weydiinta oo la sheegay in dadka loo geysto jirdil, iyadoo sidoo kale lagu hayo halkaas muddo dheer oo aan wax maxkamad ah la soo saarin. Guanta namo, Cuba XIGASHADA SAWIRKA,AFP Qo raalka sawirka, Guantanamo, Cuba Madaxweynaha Mar eykan ka Joe Biden ayaa shee gay inuu rajeyn ayo inuu xiro shirkadda, halkaasoo 32 qof ay weli ku xiran yihiin. Sanakdii 2003 waxaa xarun tan markiiba lagu xiri jiray 680 qof.

"Mareykanka ayaa ka mahad naqay sida ay dowlad da Pakistan iyo dalalka kale ee saaxiibka la ah ay u doonayaan inay taageeraan dadaallada Mareykanka ee diiradda lagu saarayo yareynta dadka xiran iyo in gebi ahaanba la xiro xabsiga Guantanamo Bay," ayaa lagu sheegay war uu soo saaray Aqalka Pentagon.

Walaalaha ayaa waxaa qabtay waaxaha ammaanka ee Pakistan ee magaalada Karachi bishii September 2002. Waxay ku qaadatay ilaa labo sano in la geeyo Guantanamo kaddib markii ay CIA ku hayeen xarun ku taalla Afghanistan.

Sanadkii 2013, Ahmed Rabbani ayaa bilaabay cunto ka soomid is daba jog ah oo qaadatay muddo toddobo sano ah. Wuxuu cuni jiray oo uu ku noolaa fitamiinnada, mararka qaarna waxaa si qasab ah loogu quudin jiray tubo. Clive Stafford Smith, oo ah qareen la shaqeeya 3D Centre oo labadan nin wakil ka ahaa, ayaa BBC u she egay inuu isku dayi doono inuu maxkamad la tiigsado kiiska walaalaha, "balse fursadooda ah inay magdhow helaan aad ayay u yar tahay. Xitaa ma heli doonaan raal ligelin fudud". Labada nin ayaa sii deytooda la ansixiyay sanadkii 2021. Ma cadda sababta ay weli ugu sii jireen xabsiga.

Xaaska Ahmed Rabbani ayaa uur lahayd markii la xirayay, shan bilood kaddib ayayna dhashay wiil. Isagu weligii lama kulmin wiilkiisa.

"Waxaan la hadlayay wiilka Axmed, Jawad kaasoo 20 jir ah weligiisna lama kulmin oo ma taaban aabbihiis hoo yadiisna uur ayay lahayd markii Ahmed la afduubtay. Waxaan la kulmay Jawad dhowr jeer, waxaana raje ynayaa inaan la joogo marka ugu horreysa ee ay laabta is gelinayaan," ayuu yiri Mr Stafford Smith.

Markii u uku jiray Guantanamo, Ahmed Rabbani wuxuu yeeshay magaca ah farshaxanka weyn. Wuxuu maga alada wuxuu qorsheynayay in isaga iyo 12 kale oo Paki stan u dhashay inay magaalada Karachi ku qabtaan ban dhig farshaxan bisha May, sida uu sheegay Mr Stafford.

Maya Foa, oo ah agaasimaha hay’adda caddaaladda ee Reprieve, oo wakil sharciyeed ka ahayd Ahmed Ra bbani ilaa sanadkii hore, ayaa 20-ka sano ee uu xirnaa ku tilDorraady "musiibo" taasoo "muujineysa sida uu Mareykanku uga fogaaday qeynuunadiisa intii uu soc day 'dagaalka argagixisada". "Waxay dhaceen qoyska wiil, sey iyo aabbe. Caddaal ad darradaas weligeed la ma sixi karo. They robbed a family of a son, a husband and a father. That injustice can never be rectified. Xisaabin dhab ah oo ku saabsan dhibaatooyinkii uu sababay 'dagaalkii argagixisada' ee musiibada lahaa wuxuu keliya bilaaban karaa marka Guantanamo la xiro," ayay intaas raacisay XIGASHO:-BBC


HAL MILYAN OO SANO KA DIB HADII UU AADANUHU SII JIRO SIDUU U EKAAN DOONAA


Waa la cusbooneysiiyay 25 Febraayo 2023

Inta aan la eegin sida uu banii'danka u ekaan doono halka Milyan oo soo socda haddii uu sii jiro, waxaa muhiim ah in aan dib ugu laabano sida ay aheyd nol osha kumanaankii sano ee u dambeeyay, bini'aadamka wuxuu la qabsaday isbedello badan.

Hab-nololeedka beeralayda iyo wax soo saarka cuntada badan waxa ay keentay dhibaatooyin caafimaad oo la bilaabay in cilmi-baaris lagu sameeyo dhibaatooyinkaas, sida in la-ikhtiraaco dawada insuliinka ee lagu daweeyo xanuunka macaanka. Si kale haddii loo dhigo, dadka ayaa ku kala duwan dhanka muuqaalka qaar baa dheer halka qaar kalena ay cayilan yihiin.

Thomas Melvand, oo ah borofisar wax ka dhiga jaam acadda Aarhus ee dalka Denmark, ayaa sheegay in muddo ka dib laga yaabo in banii'aadanka uu isbaddalo isla markaana muuqaal ahaan u yaraadaan maadama jirkeena uu u baahan yahay tamar yar, taasoo faa'iido weyn u leh meelaha ay dadku ku badan yihiin.

La noolaanshaha dadka badan waa xaalad cusub, waa na mid lala qabsaday, "Horumarka aan gaarnay waxaa laga yaabaa inuu sidan kasii fiicnaado mustaqbalka," ayuu yiri Melvond. Tusaale ahaan, xafididda magacyada dadka waxay noqon kartaa xirfad kale oo muhiim ah.

Tani waa meesha ay ka timaado anfaca tignoolajiyada. "Maskaxda oo la isku beero ayaa naga caawin doonta inaan xasuusano magacyada dadka," ayuu yiri Thomas.

"Waxaan ognahay in maskaxda wanaagsani ay ka kooban tahay hidde-sideyaal na-xasuusiya magacyada dadka. Wax baan ka bedeli karnaa taas. Waxay u egtahay arrin khiyaali oo ku saabsan sayniska, laakiin hadda waan samayn karnaa. Waan samayn karnaa in aan wax isku abuurno laakiin ma naqaano si aan uga dhigno mid waxtar leh. Waxaan u soconnaa jihadaas, laakiin waa arrin tijaabo ah"

"Ma ahan su'aal ku saabsan maadada bayooloji ga, waa su'aal farsamo," ayuu yiri Thomas.

Haddaba, waxaa la isku tallaalaa qe ybo kamid ah jirka banii'aadanka hadd ii qofka uu ka xan uunsado ama uu waayo, Waxaa laga yaabaa in mustaqbalka uu banii'aadanka arrinta sii xoojin karo, iyadoo teknoojiyada la adeegsanayo banii'aadanka waxaa lagu rakibi karaa sida indho macmal ah oo kamarad leh oo arki karta midabyo iyo muuqaalo aynaan indhaha caadiga ah arki karin.

Dhammaanteen waxaan maqalnay isbaddallada lagu sameeya dhallaanka, taas oo ah si wax looga baddalo astaamaha carruurtooda ka hor inta aysan dhalan.

Saynisyahanada waxay hore u haysteen tignoolajiyada ay wax uga baddali karaan hiddo-sidaha hooyada uurk leh, in kasta oo arrintani ay tahay mid muran badan dhalisay oo aan la ogeyn waxa xiga ee dhici doona.

Laakin Melvand waxa uu sheegay in laga yaabo in ay tahay anshax xumo in aan mustaqbalka la beddelin hiddo-wadayaasha qaarkood. Isla markaana, waalidka waxay awood u yeelan doonaan inay doortaan astaamaha ubadkooda, markaa waxay u badan tahay in la eegi doono sida waalidka u wax u doonayo.

"Waxay noqon doontaa doorasho macmal ah," ayuu yiri Melvand. Waxaan ku samayn doonaa aadanaha si la mid ah sida aan ku samayno eyda. "

Dhammaan arrimahan waa malo, laakiin marka la eego xaqiiqada jirta, waxay tahay, ma saadaalin karnaa sida aan u eegi doono mustaqbalka?

Haweenay 12 sano kadib la kulantay ninkii lahaa shahwadii ay caruurta ku dhashay

Maxay tahay mucjisada laga yaab ban yahay ee ku duugan haradan wada lafaha ah?

Maxay tahay sababta dadka do obabka ah ay u shiiraan? Banii'a adanka Dr. Jason A. Hodgson, oo ka tirsan Jaamac adda Anglia Ruskin, ayaa yiri: Marka aan eegno isbedd elladan dhacaya, waxaa suurtagal ah in la saadaaliyo mustaqbalka dhow. Hadda waxaan haynaa tusaalooyin laga soo qaaday guud ahaan hidde sidaha bini'aadamka ee adduunka oo dhan, sidaa darteed khubarada ku ta khasusay hidde-sidaha ayaa xog dheeraad ah ka haya isbeddellada si dabiici ah ugu dhaca hidda-sidaha iyo sida ay uga soo dhex muuqdaan dadka.

Ma sheegi karno sida saxda ah uu isu beddeli doono hidde-sidaha , laakiin saynisyahannada ku takhasusay cilmigan ayaa tixgelinaya isbeddellada hadda jira si ay macluumaad nooga siiyaan arrintani.

Hodgson wuxuu saadaaliyay in hidde-sidaha dadka ku kala nool magaalooyinka iyo miyigu ay noqon doon aan kuwo aad u kala duwan.

"Marka la eego dadka ku nool miyiga iyo magaal ooyinka, waxaa kala duwanaan doonaa hidde-sidaho oda, Hidde-sidaha dadka reer miyiga waa mid sii yaraa nayo, waxaadna ogaan doontaa in farqiga uu horseeday dhulka ay dadku deggan yihiin"

Ma la garan karno waxa dhici doono, laakiin waxaa sare u kacaya isbeddellada ku dhaca hidde-sideyaasha. Hodgson wuxuu tilmaamay in sannad kasta, laba isb eddel oo cusub ay ku dhacaan 3.5 bilyan oo kamid ah hidde-sideyaasha isku lammaan.XIGASHOl-BBC

MAXAY SALKA KU HEYSAA CADOWTI NNIMADA KA DHAXEYSA RUUSHKA IYO UKRAINE?

Ukraine

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa duulla an militari ku qaaday Ukraine bishii February 24, 2022. Kumannaan qof oo labada dhinac ah ayaa ku dhintay dagaalkaas sanad kahor.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip