HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 26-KA FEBARAAYO 2023-KA

0
Sunday February 26, 2023 - 08:46:50 in Wararka by
  • Visits: 420
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 26-KA FEBARAAYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Human Rights Watch oo madaxweyne Xasan Sheikh ugu baaqday inuu xaddido awooda ha la siiyay hay’adda NISA

Hay’adda u doodda xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa ugu baaqday Dow ladda Soomaaliya inay xaddido awooddaha hay’ adda nabad sugida ee NISA, oo dhawaan golaha barlamaanka u meel mariyeen sharci awood badan siinaya.

Laetitia Bader, oo ah agaasime ku xigeenka Afrika ee hay'adda Human Rights Watch, ayaa madaxw eynaha Soomaaliya ugu baaqday inuu yareeyo ballaarinta awoodaha hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka NISA.

Laetitia Bader waxay sheegtay in sharcigan uu siinayo Hay’adda Nabad Suggida NISA awoodaha caburinta, xariga iyo dabagalka.

"Madaxweynaha Soomaaliya waa in uu shar cigan dib ugu soo celiyaa baarlamaanka oo uu ku baaqaa in si adag loo eego si wax looga qabto arr imaha xuquuqul insaanka ka hor imaanaya,” ayay tiri Laetitia Bader.

Human Rights Watch ayaa sheegtay in sharc igan loo isticmaalo karo caburinta mucaaradka siy aasadeed iyo warbaahinta.

Human Rights Watch waxay haatanba ku eed eysay hay’adda NISA inay si bareer ah u xirtay dadka ay u arkaan in ay ka soo horjeedaan iyo we riyeyaasha, waxaana ugu dambeeyay u doodaha xuquuqda saxaafadda Cabdalle Axmed Muumin.

"Saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah waa in ay soo gudbiyaan welwelka ku saabsan sharcig an. "Waa inay ku cadaadiyaan dowladda inay dib u habeyn ku sameyso sharciga si loo hubiyo inuu ixtiraamayo xuquuqda dadka, halkii uu fududeyn lahaa xadgudubyada,” ayaa lagu yiri warbixinta Hu man Rights Watch.

Gudoomiyaha Golaha shacabka oo ka qayb galay Shirweynaha Baarlamaanada Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaa nka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.iyo wafdigiisa ayaa magaalada Baqdaad ee caas imadda dalka Ciraaq uga qeyb galay meerteeda 34-aad ee Midowga Baarlamannada Dowladaha xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta.

Shirweynaha

afar iyo soddonaad ee Midowga Baarlamaann ada Carabta oo Dorraad ka furmay magaalada Ba qdaad ayaa looga hadlay taageerada Carabta si kor loogu qaado xasiloonida iyo madax banaanida dalka Ciraaq, iyadoo madaxdu ay isla eegeen gu ddiga fulinta go’aamadii ka soo baxay shirweynihii 32aad iyo Shirweynihii 33 aad ee deg-degga ah aa, arrimaha maaliyadda, xisaabta kama dambay sta ah ee sanadka 2022-kii iyo barnaamijka qab yo-qoraalka barnaamijka shaqada.

Madaxda shirka ka qeyb gashay qaarkood ay aa soo jeediyay in la taageero codsiga ah in qod ob degdeg ah lagu daro ajandayaasha golaha gu ud ee 146-aad ee Midowga Baarlamaannada Adduunka ee uu soo gudbiyay Golaha Shuurada ee Dawlad da Qatar, oo wakiil ka ah Koo xda Baarlamaanka Carabta, oo cinwaankeedu yahay In la dambiyo quursiga diinta, ku xad-gudubka goobaha cibaadada iyo xurmada, faafinta nacaybka dad yowga dhexdooda, iyagoo ku baaqay in la horu mariyo qiimaha wada-noolaanshaha, dulqaadka, nabadda iyo amniga caalamiga ah.

Shirka ayaa sidoo kale Dorraad looga hadlay In la sameeyo wafdi ka socda Mid owga Baarlam aanka Carabta oo booqasho ku taga walalaha Suuriya, isla markaana la caddeeyo taageerada iyo garab istaaga dowladda iyo shacabkeeda

Buuq xooggan oo hareeyay kulanka BF ee Dorraad + Sababta

Buuq xoogan ayaa Dorraad hareeyay kulan xil dhibaanada Golaha Shacabka uga socday xar unta Villa Hargeysa ee magaala da Muqdisho, ka as oo saameyn ku yeeshay furitaanka fadhiga Dorraad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Buuqa ayaa waxaa sameeyay xildhibaan gabdho u badan oo ku jira Gol aha Shacabka, kuwaas oo buuq ka dhex same eyay gudaha xarunta, kahor inta uusan bilaaban shirka.

Sida ay ogaatay Caasimada Online, buuqa ay aa ka dhashay arrin la xiriirta amniga, kadib markii uu soo baxay amar lagu baarayo xildhibaanada galaya gudaha xarunta.

Arrintaan ayaa saameyn ku yeelatay xildhi baanada Baarlamaanka, gaar ahana kuwa dum arka, maadaama la amray in wixii alaab ah oo ay wataan sida shandada inay soo marsiiyaan qolada baaritaanka kahor inta aysan imaan hoolka Gol aha Shacabka.

Xildhibaano badan oo la kulmay dhacdadan ay aa marka ay soo galeen hoolka shirka ka horyimid in kulanka uu furmo, ayaga oo dalbaday in lala xisaabtamo ciddii bixisay amarka.

"Waxaan rabnaa inaan ogaano cidda bixisay amarka ah in la baaro boorsooyinka dumarka xil dhibaanada ah, Dorraad waa nagula xad-gudbay” ayey tiri Xildhibaan Faa’isa.

Muuqaal ay heshay warbaahinta ayaa muujin aya haween badan oo xildhibaano ah oo taagan masraxa iyo guddoonka hortiisa, kuwaas oo si caro leh uga hadlay arrintan.

Dhinaca kale hab-dhowraha Golaha Shacab ka, Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Xasan (Nu ux) oo ugu dambeyn arrintan soo farageliyay ayaa sharraxay, sida ay wax u jiraan.

Nuux ayaa shaaca ka qaaday in aan si gaar ah loo bartilmaameedsan gabdhaha ku jira Baarlam anka, wuxuuna sheegay in kaliya ay tahay in wixii qalab ah lasoo marsiiyo amniga.

"Muhiimadda ugu badan waxa ay aheyd hal arrin oo ku saabsaneyd in qofkii golaha imaanaya dumar kaliya ma aheyn wax quseeya ma jirin wax u gooni ah gabdhaha oo baaritaan ah,” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Xasan (Nuux).

Waxa kale oo uu intaasi kusii daray "Muhiimaddu waxa ay aheyd qofkii wata qalab ama shandad weyn inuu tuso qolada iskaanka oo uu yiraahdo ila fiiriya,”.

Ugu dmabeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in ay san habooneyn in Baarlamaanka laga kiciyo xas arad, isla-markaana uu xildhiba anka xaq u leeya hay inuu cabashadiisa soo gudbiyo, kadibna aya ga oo kaashanaya guddoonka sare ay wax ka qa ban doonaan arrintaasi. "Baarlamaanku kolka uu arko cilad ama waa in uu yiraahdo sidaasi ma haboona annaguna sidii aan habooneyn waan ka leexaneynaa waana la fal-galeynaa, ayada oo aan laheyn xasarad iyo dhawaaq,” ayuu ku soo gabagabeeyay hab-dho wraha Golaha Shacabka.

Xildhibaan Jeesow oo shaaciyey in DF Soomaaliya ay isku beddeshay shirkado

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa ka hadlay tabashooyin ay beeshiisa Gaaljecel ka qabto dow laddaan uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan She ekh, isagoo soo hadal qaaday kiisaska Ikraan Tahl iil iyo Weriye Cabdalla Muumin oo baarlamaanka uu ku metelo.

Xildhibaanka oo ka hadlay kulan uu la yeeshay beeshii sa ayaa sheegay in dowlad da Madaxweyne Xasan She ekh ay noqotay in ganacsi kasta qof gaar ah loo xiro, is agoo sheegay in mar dhow la arki doono ceelasha biyaha laga cabo iyo suuqa Bakaaraha oo dad ga ar ah loo xiray, sida uu hadalka u dhigay.

Xildhibaan Jeesow oo soo hadal qaaday kiiskii Ikraan Tahliil oo waayahaan aan laga hadlin ayaa sheegay in Ikraan kiiskeeda ay ololihii doorashada ku soo galeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kooxda la shaqeysa, sida uu sheegay.

"Gaaljecelow dowladda fahma meeshaan Kam baniyaal ayaa loo kala qeybsaday, aniga Kambani gii i qanciya ayaan ku biirayaa, meel kasta kamb arni hebel ayaa la wareegay, balse mardhow wax aa maqli doontaan ceelasha biyaha iyo suuqa Bak aaraha oo qolo gaar ah loo xiray,” ayuu yiri Daahir Jeesow.

Xildhibaan Jeesow ayaa sheegay in dowladaan oo kale uusan arkin markii la fiiriyo tixgelinta bee shiisa, "Dowladaan mid Gaaljecel uga xun ma ark in, sababta ma garanaayo, marka saaxiibayaal ad keysta ninba maalin ayey u shidan tahaye,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Jeesow.

Xildhibaanka ayaa beeshiisa Gaaljecel kula dar daarmay inay ka daayaan dacaayadda, maadaa ma uusan dowladaan waxaba ka gelein oo muca arad uu ku yahay.

Wuxuu u sheegay beesha inay iska dhaafto dac aayadda xildhibaanadooda ay ka fidiyaan, "War hadii aad dhahdaan Gaaljecel waa looma ooyaan iyo metelaad malaha, idinka ayaa is caayey ee waxaas iska dhaafee dowladda fahma Gaaljecel ow ninba maalintiisa ayey u shidan tahaye,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Xildhibaan Jeesow.

Xildhibaan Daahir ayaa siweyn ula shaqey jir ay oo saaxiib dhow la ahaa dowladdii madaxwey ne Farmaajo, wuxuuna ka mid yahay xildhibaana da ugu waqtiga dheer oo 20-kii sano ee lasoo dha afay baarlamaanka ku soo jiray, balse hadda wax ay u muuqataa inuu la jaan-qaadi la’yahay dowlad aan madaxweyne Xasan Sheekh.

Dhul gariir cusub oo ku dhuftay Turkiga & caasimadda Ankara oo laga dareemay

Dhulgariir cusub oo cabirkiisu yahay shan dhib cood iyo saddex, ayaa laga soo sheegay barta maha dalka Turkiga.

Khubarada cilmiga dhulka, ayaa sheegay in xu dunta dhu lgariirka ay ku taal gobolka Niğde. Waxaa laga dareema yay gariir magaalada caasimadda ah ee Ankara.

Ma jiro wax war ah oo ku sa absan khasaaraha ka dhashay dhul gariirkan.

Waxay ku soo beegantay toddobaadyo ka dib markii ku dhawaad ​​konton kun oo qof, ay ku dhint een dhul gariirro waaweyn, oo ku dhuftay koonfur ta Turkiga iyo waqooyiga Suuriya.


Hadal-jeedinta Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga XFS ee Golaha Wasiirka

wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soo maa liya Mudane Axmed Xas an Aadan ayaa Golaha Shac abka ee Baarlamaanka Jamh uuriya dda Federaalka Sooma aliya ka hor aqriyey hadaljee din ku saabsan sharciga Ma ar eynta iyo Horu marinta Kalluumeysiga Somaliyed.

Wasiirka ayaa la wadaagay faahfaahin iyo shar axaad ku saabsan wax ka badalka lagu sameeyey sharciga, meelaha ugu muhiimsan ee wax laga ba dalay iyo sabaha keenay in wax kabadal lagu sam eeyo sharcigan.

" Sharcigii hore wuxuu ka koobnaa siddeed (Cu tub iyo 44 qodob. Dib u habayn ka dib sharciga aan Dorraad ka hor aqriyey Golaha Shacabka wu xuu ka kooban yahay, afar iyo toban (14) Cutub iyo 162 qodob, taas oo muujineysa isbadalka lagu sameeyey sharcigan kaas oo aan rajeyneyno in uu daboolo baahi weyn oo loo qabo sharci nuuc aan oo kale ah, dalkana siinaya sharci kalluumey si oo dhamaystiran kana jawaabaya baahida shar ci ee khayraadka kalluunka dalkeenna”, ayuu yiri wasiirka.

Ugu dambeyn, wasiirka ayaa xildhibaannada Golaha Shacabka ka codsaday in ay iyaga oo gu danaya waajibaadkooda sharci dajin ay meelma riyaan sharcigan kaas oo uu ku tilmaamay in uu yahay mid muhiim horumarinta iyo maareeynta Ka lluumeysiga Soomaaliya islamarkaana dalka u hor seedaya in si hufan loo maanulo Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee dalka.

Puntland oo sheegtay dagaalada Laacaa nood ka socda inay ku geeriyoodeen 200 qof

Puntland ayaa sheegtay dagaalada ka socda magaalada Laascaanood inay ku geeriyoodeen dad gaaraya illaa 200 oo qof, ay na ku dhaawacmen in ka badan 500 oo qof.

Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo qoraal soo saartay ayaa ku eedeysay ciidamada Somaliland inay gumaad iyo xasuuq ku hayaan shacabka Laascaanood.

Wasaaraddu waxay Somaliland ugu baaqday inay guud ahaan ciidamadooda ka baxaan gobol ka Sool, si gurmadka bini’aadantinimo loo gaar siiyo dadka deegaanka.

"Marnaba qori caaraddiis iyo jajuub laguma joo jin karo kacdoon iyo rabitaan bulsho, dadka deega ankaasina waxay xaq u leeyihiin in iyaga oo xor ah oo nabad ah ay go'aan masiiri ah ka gaaraan aayahooda iyo rabitaankooda bulsho,” ayay wasaaraddu ku sheegtay warsaxaafadeedka ay soo saartay.

Puntland waxay hay’adaha samafalka iyo kuwa caalamiga ahba ugu yeertay inay gacan bini’aada ntinimo ka gaystaan sidii gargaar deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadka ka barakacay magaalada La ascaanood iyo Deegaanada hoos yimaada.

Sidoo kale, in aan la carqaladayn, lana siyaasad ayn dadaalka bini’aadannimo ee socda oo aan wax shuruud iyo xannibaad ah midna lagu xirin dhaqdhaqaaqa gargaarka.

Wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaa mka oo soo gaaray M/Muqdisho

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda XFS, Isaaq Maxamuud oo Dorraad garoonka Aadan Cad de ku soo dhaweeyay wafdi ka socota Ururka Iska ashiga Islaamka ee OIC.

Wafdigaan ayaa waxaa Hoggaaminaya Kaaliy aha xoghayaha ururka iskaashiga islaamka ee arri maha binu aadanimada, socdaalkoodu ayaa qaad an doona saddex cisho, iyaga oo kulamo kala du wan la yeelan doona mas’uuliyiinta dowladda fede raalka.

Wafdiga ayaa u kuura gali doona xaalada guud ee dalka gaar ahaan arrimaha binu aadan imada. Sidoo kale, mas’uul iyiinta dowladda ayay war bixin ka siin doonaan shir heer wasiir ah oo bartama ha bisha dambe ee March ka qabsoomi doona dalka Murataania, kaasi oo ay ka qeyb gali doonto Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa waxaa ay kaalin muuqata ka qa adata howlaha ururka iskaashiga islaamka, waxa ana ay ka mid tahay dalalkii aas aasay.

Dowladda Jabuuti oo shaacisay Natiija da hor dhaca ah ee Doorashada Golaha Barlamaanka

Waxaa Habeen hore la shaaciyay natiijaada hordhaca ah, ee doorashada Golaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti ee Dorraad la qabtay. Xisbiga haya talada, iyo hal xisbi oo kale oo mucaarad ah, ayaa ku tar tamay doorashada, waxaana loo tartamayey35 kursi.

Doorashada ayaa waxaa la furay aroortii hore ee Dorraad, iyadoo soo gaartay illaa iyo gabal dhicii ee Habeen hore, waxaa lagu daray hal saac, oo waxay soo gaba gabawday 07:00 fiidnimo Habeen hore ee waq tiga Djibouti.

Xubnaha lasoo doorto, ayaa noqon doona 5-ta sano ee soo socota xildhibaanda golaha baarlam aanka Djibouti.

Natiijada doorashada ee hordhaca ah, ayaa waxaa ku dhawaaqay Habeen hore saqdii dhexe wasiirka arrimaha gudaha Djibouti, Saciid Nuur Xasan. Wasiirka ayaa sheegay in doorashada, ay ku tartameen EMB, iyo xisbiga EDG.

Doorashada, ayaa waxaa kaqeyb qaatay shac abka Djibouti dhamaantiis, iyadoo sanaadiiqda cod bixinta la gaarsiiyey meel walba, si qof waliba uu codkiisa u dhiibto.

Magaalada caasimadda Jabuuti waxaa diiwan gashanaa 143, 660 qof. Dadka codeeyey, ee cod kooda ansax noqdeen, waxey noqdeen 94,817, codadka xumaaday waxey noqdeen 3,100., waxaana ansax noqday oo hagaagay wadarta codadka 11,717.

Murashaxiinta ka socda xisbiga EMB, ayaa wa xey heleen codad dhan 85%, halka murashaxiinta liiska EDG ay heleen 11%kuraasta loo tartamayey Golaha Baarlmaaanka.

Kuraasta loo tartamayey oo ka kooban 35 ku rsi, xisbiga EMB, ayaa waxaa uu helay 28 kursi, halka xisibga EDG ay heleen 7 kursi oo kaliya

Xukuumada Somaliland oo ka hadashay dagaal Dorraad ka qarxay Laascaanood

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Dorraad weerar lagu soo qaaday ciidama da millateriga ee ku sugan magaalada Laasca anood.

Qoraal lagu baahiyay boga Facebook ee Wasaar ada Arrim aha Guddaha Somaliland ayaa la gu sheegay in kooxo ay ku tilm aantay nabadiid iyo argagixiso ay weerar kusoo qaadeen ciidamada millateriga. "Kooxaha nabad diidka iyo argagixisa dii is huwa naa ayaa saacad ka hor weerar ku soo qaaday fa dhiisimada Ciidanka Qaranka JSL ee M/Laascaanood, iyagoo ist icmaalaya hubka culus noocayadiisa kala duwan".

Qoraalka wasaarada ayaa lagu sheegay in ciidam ada millaterigu ay ku suganyihiin fadhiisimadooda isla markaana kaliya is difaacayaan, iyaga oo ixt iraamaya xabad joojintii ay xukuumadu ku dhawa aqday.

"Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland isagoo ilaalinaya xabad joojintii xukuumaddu ku dhawaaqday, wuxuu ku sugan yahay difaacna kaga jiraan fadhiisimadiisa, masuuliyada weerark an waxaa qaadaya kooxaha wejiyada badan ee ay ka mid yihiin kuwa nabad diidka ah iyo Argagixi sada".

Kooxaha dagaalka kula jira ciidamada Somal iland ee Laascaanood, ayaa muuqaal ay Dorraad ku baahiyeen baraha bulshada ku sheegay in ay weerar ku qaadayaan guriga Taliye Mahad Camb aashe oo hogaaminaya ciidamada Somaliland ee gobolka Sool.

Wali dhinaca kale kama hadal dagaalka iyo si da uu ku bilowday, badana dhinacyada ayuu mi dba midka kale ku eedeeyaa in uu dagaalka bil aabay marka uu dagaal dhaco, mana jiraan ilo ma dax banaan oo xaqiijin kara cida dagaalka qaaday marka laga reebo dhinacyada dagaalamaya.

Dagaalka oo socday mudo 2 todobbaad ka ba dan ayaa galaaftay nolosha dad badan oo shacab ah, sidookale kumanaan qof ayaa u qaxay magaa looyinka iyo deegaan ada ku xeeraan caasimada gobolka Sool ee Laascaanood.

IGAD oo shaacisay XAALAD adag oo kusoo wajahan dalal Soomaaliya ay ku jirto

Urur goboleedka IGAD ayaa shaaciyay in dalal ay ku jirto Soomaaliya ay ka dhici doonto roob yari baahsan, taasi oo ay she egtay saadaasha cimilada IGAD in laga sii taxadaro.

Shir kusoo geba-gaboobay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo looga hadlayay afa rtii maalmood ee lasoo dhaaf ay arrimaha isbadalka cimilada waxa lagu gorf eeyay arimaha isbadalka cimilada iyo saameynta ka dhalan karta.

Shirkaaas oo ay ka qeyb galeen quburo kala duwan oo ka kala timid inta badan dalalka Caalam ka oo qeyb ka ahayd dowladda Soomaaliya ayaa waxa lagu sheegay in dalalka Soomaaliya, Itoob iya iyo Kenya ay ka dhici doonto xaalad roob yar aan ah, sidaas darteed loo baahan yahay in laga sii taxadaro xaaladaha nololeed ee ka dhalan kara roob yaraanta la saadaalinayo.

Saadaasha cimilada ee IGAD ayaa waxay she egaysa in bilaha March, April iyo May ee sanad kaan 2023-ka in roobabka la filayo ay ka yaraan karaan boqolkiiba lixdan.

Masuuliyiinta ka socotay dowladda Soomaaliya ee qeybta ka ahaa shirkaan ayaa sheegay inay arrintaan sii adkeyn karto abaaraha haatan ka jira inta badan gobolada dalka Soomaaliya.

Saadasha IGAD ayaa imaneysa, iyada oo abaarta ka jirta Soomaaliya ay gaartay heerkii ugu sareey ay dhowrkii sano ee lasoo dhaafay, taasi oo saa meynta ugu daran ee abaarta ay ku yeelatay dad ka xoola dhaqatada iyo beeraleyda ah.

Si kastaba, arrintaan ayaa waxay uga sii dari doonta xaaladda Soomaaliya oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay shacabka Soomaaliyeed ay la daa la-dhacayeen xaalado nololeed oo is biirsaday oo ka dhashay roobabkii Gu’ga iyo Deyrta oo

xiliyadii la filanaayay aan ka da’in gudaha dalka


Jabuuti Oo Beenisay Iney Ku Lug Leeda hay Dagaalka Ka Socda Laascaanood

Xili dhowanahan uu soo baxayay eedaymo loo jeedinayey dowlada Djibouti kuwaasi oo ahaa in ay ku lug leedahay dagalka ka socda Laascaanood ay aa waxaa arrintaasi waxba kama jiraan ku tilmaa may xukuumada dalkaasi.

Wasiirka Maaliyadda Djibouti Ilyaas Muuse Dawaaleh ahna Afhayeenka xis biga RPP ee hogamiya Djibouti oo la hadlay VOA ayaa ka dalbaday dadka Djibouti ku eedaynaya ku lug laha anshaha dagaalka in ay caddaymo cad keenaan.

Waxa uu timamay ciidanka kaliya ee Djibouti hubkeeda haysta ee ku sugan Soomaaliya in uu ya hay Ciidanka Hiil Walaal ee ka tirsan howlgalka AT MIS, kuwaasoo ku sugan deegaano kamid ah Hirsha belle iyo Galmudug.

Si kastaba, Isimada dhaqanka gobolka Sool ee hormuudka u ah dagaalka magaalada Laascaanood ayaa hore u sheegay in dowladda Djibouti ay door muuqata ku leedahay dagaalka, iyadoo taageero siin eysa ciidanka Somaliland.

Dagaalka Laascaanood oo galay maalinkiisii 20-aad oo xiriir ah ayaa Dorraad waxa uu ahaa mid kamida maalmihii ugu cuslaa ee dagaalka, iyadoo gaadiid dagaal looga qabsaday ciidanka Somaliland, hub fara badanna looga furtay.

Xeer-beegtida Mareykanka oo burcad badeed Soomaali ah ku heshay dambi ah inay afduubteen wariye Mareykan ah

Labo eedaysane oo lagu kala magacaabo Maxam ed Tahliil Maxamed iyo Cabdi Yuusuf Xasan, ayaa la gu helay 6 dambi oo ay ka mid yihiin inay maleeg ayeen inay taageero maadi ah u fidiyaan falal argagi xisanimo, afduub,& doorkii ay ku lahaayeen Afdubki 2012-kii loo geystay weriye Maray k an ah.

Maxamed Tahliil Maxamed oo wasiir kasoo noqday mid kamid ah maamuladii maxalliga ahaa ee gobolada dhexe dalka, iyo Cabdi Yuusuf Xasan ayaa wajahaya xabsi daa’in marka la xukumo sanadkan gudihiisa.

Sida ay xeer-beegtidu sheegtay, labadan nin waxaa maxbuus muddo dhowr sano u ahaa weriye ajnabi ah oo lagu magacaabo Michael Scott Moore Moore.

Weriyahan ayaa bishii january ee 2012 laga afduub tay magaalada Gaalkacyo, xilli uu ku guda jiray filim uu ka sameynayay howlihii burcad badeeda Soomaal ida ee xilligaas.

Xeer-beegtidu waxay sheegtay in Qoriga Dha shiikaha iyo Bam-gacmeedka lagu handadi jiray oo lagu hayn jiray Moore.

Maxamed Tahliil Maxamed oo ahaa Wasiirkii arr imaha gudaha iyo Amniga ee maamulkii Ximin iyo Xe eb ee fadhigiisu ahaa magaalada Cadaado, ayaa loo haystaa inuu ku takri-falay xilkii uu ka hayay maamu lkiisa, wuxuuna hormuud ka ahaa sida ay xeer-beegt idu sheegtay, dadaallada burcad-badeedda ah ee ay ku doonayeen inay madaxfurasho aad u badan uga qaataan hooyada Moore.

"Xukunnada dambiyadan waxay muujinayaan in waqti iyo fogaansho midna aysan wiiqi karin go'aan keenna ah inaan si buuxda ula xisaabtano kuwa ku dhiirada inay muwaadiniinta Mareykanka afduub ugu haystaan dibadda,” ayuu yiri xeer ilaaliyaha dalka Maraykanka.

Cabdi Yuusuf Xasan, oo 51 jir ah, haystana dhala shada Mareykanka, kuna dhashay Soomaaliya, ayaa la sheegay in uu ahaa turjumaan, waxaana lagu ee deeyay in uu ka gorgortamayay madaxfurasho Mo ore.Hal mar ayuu Maxamed Tahliil Maxamed ku bo oriyay qoyska Moore inay iibiyaan gurigooda si ay u bixiyaan madax-furashada.

Waxaa lagu xiray bishii Febraayo 2019 magaalada Minneapolis waxaana lagu hayay dammaanad la'aan ilaa maxkamadeyntiisa ka dib markii garsooraha uu u arkay inuu khatar ku yahay bulshada.

Sida laga soo xigtay Moore, burcad-badeeddu waxay markii hore dalbadeen 20 milyan oo doollar si ay xorr iyaddiisa u helaan, balse hooyadii ayaa la sheegay inay gorgortan ka gashay qiimahaas oo laga dhigay 1.6 milyan oo doollar oo madaxfurasho ah.

Waxa la sii daayay Sebtembar 2014.

Ma cadda sida loo qabtay Maxamed Tahliil Maxam ed, laakiin dukumentiyada maxkamadda ayaa muujin aya in la soo taagay oo lagu xiray magaalada New York xagaagii 2018.

Ajaaniib ku geeriyootay Shil ka dhacay Koonfur Afrika

5 Muwaadin oo u dhashay dalka Bangladesh ay aa ku geeriyootay, 2 kalena si xun ayey ugu dhaa wacmeen Shil Gaari oo Dorraad oo ka dhacay dalka Koofur Africa.

Warbaahinta dalka Bangladesh oo soo xigtay Qo ysaska Marxuumiinta ku geeriyoo tay Shilkaasi ayaa sheegay in Gaari yar oo ay wateen 7 qof oo Bangl adeshi ah uu ku dhacay Gaari Xamuul oo Isjiid ahaa deega anka Beaufort West oo 1,000 KM u jirta Caa simadda dalka South Africa ee Pretoria.

Shan ka mid ah Raggaasi wax ay dhamaantooda ku naf waaye en isla goobtii uu Shilka ka dhac ay, halka 2 kalena oo dhaawac may la dhigay Isbitaalka.

Dhincakale, Labada qof ee ku dhaawacan tay Shilkaasi waxay Warbaahinta Banglad esh ma gacy adooda ku kala sheegtay: Anisul Haque iyo qof maga ciisa lagu soo koobay Nahid

FADLAN. BAL SHANTAAN QODOB AKHRI. KADIB WAA ANIGA IYO ADIGA.

Hordhac. Somalidu waxa ey tiraa: (Wariiq isla war weynaa waa kan Waabaha islaameed ka qeylina ayee) .Waxaa la yiraa: waxa uu aaminsan yahay, in Haddii uu xoog u qeyliyo ey Guryaha oo dhami dumayaan.

Somali sidaas oo kale aaminsan ayaa jirto ( F.S: 1aad) Waxaa kale oo la yiraa Xamaaratada Goodaad adu, weligeed Xabadkeeda Dhulka ma dhigto, waxa ey aaminsan tahay haddii ey Dhulka dhigto in cule eyskeeda dartii uu dhulku gariirayo.

Somali sidaas isku heeysato ayaa jirto. (F.S: 2a as) Been iyo dhalnteed in lagu noolaado oo ummado kale lagu tiirsana ado, ayaa keentay in Somalidu dha xdeeda ey is disho oo isku diyaariso iney Cadawge eda u fududeyso Siduu u bakhti dileey lahaa.

(F.S:3aas) Shantii Qodob.

1.Nin Deg.Waaberi degan iyo xaaskiisa ayaa is khilaa fay.Guriga bannaankiisa ayuu qeylo la soo ista agay.Waxa uu yiri: khilaafka Aniga iyo Xaaskeeyga na dhax maray waa in si deg deg ah ey Beesha Ca alamku u soo faragalisaa, waan ogahay khilaafka Aniga iyo Xaaskeeyga waxaa ku lug leh wadamo Shi sheeye oo dano gaara ka leh. dhibaatada ka dhalato khilaafka Qoyskeeygu waxa ey saameeyn doontaa 5-ta qaaradood.

2.Caaqilkii Beesha ayaa yiri: Nabadoonka Jufo Hoosaadkeeyga ayaa Dorraad la Shiray Safiirka Mareykanka u joogo Somaliya, waxa eyna ka wada Hadleen sidii loo hagaaji lahaa Xiriirka Mareykanka iyo Jufadeeyda, iyo Doorka Beesheeydu ka qaadan karto xasilinta Dagaalka Ukraine. Uga Dambeeyn Nabadoonka ayaa ka codsaday Safiirku in uu Salaan uu ka wado Ugaaska guud ee Beesha uu u gudbiyo Madaxweynaha Mareykanka.

3.Ganacsade Suuqa Bakaaraha joogo ayaa yiri: Dunida waxaa ka jiro Sicir barar badan, Dowladaha qaarna waxa ey sare u qaadeen qiimaha Lacag ahooda marka wax laga soo iibsanayo ama laga sarifanayo.

Haddii eynan arintaa dib uga laaban Anaguna waxaan hadda kor u qaadi doonaa Qiimaha Shilin Somaliga ee Baalweynta 1000-ka Shilin.

4.Marwo Faadumo oo Degmada Hodon kula ha dleeysay Haweenka Xaafadda ayaa tiri: Naag waliba waa in Ninkeeda ey u ogolaato 4 Xaas, Xaqaa Allaah ayaa u baneeyay, waa hadduu Cadaalad iyo Sinaan ku wada dhaqi karo.

Ninkeygu kuma jiro, kaa Anigaa og oo Cadaalad kuma wada dhaqi karo.

Hadduu isku dayana Dacwadiisu waxa ey gaaree Maxkamadda Dambiyada Caala miga ICC ee the Hague.

5.Xildhibaan la hadlayay Gudiga Nab adgalyada Gobalka ayaa yiri:- Haddii Golaha Amaanka ee Jam ciyadda Quruumuhu ey wax ka qaban waayaan Ciya al Weerada Xamar ku soo batay, Mooshin ayaan ka keeni doonaa waana lagu kala tagi doonaa UN-ka.

Adiga iyo Aniga Waxaan filayaa in aad wada akhri say.

Walaalkeey/Walaasheey, waxaan ka dhalanay Um mad Somali la yiraa oo Taariikhdoodii hore la hilma ansiiyay, tan haddana been looga sheegayo iyaguna isku sheegayo.

Ummad 5taa Qodob kan sheegayo iyo ka loo sheegayo intooda badan ey rumeysan yihiin ama ka aamusayaan.

Ummad Riyo ku nool ah, dhalanteed ku dhaqmo.

Inteey Danhooda si dhab ah u xalisan lahaayeen, Allana tala saara lahaayeen ayeey iska dhaadhacsiiy een in Buunshda Beesha Caalamka, Bangiga Addu unka, IMF, EU, AU, IGAD, Jaamacdaa Carabta, Suu qa Bariga Afrika iyo kuwa kale oo ey ula bexeen Saa xiibada Somalida iyo deeq bixiyayaasho iney masuul ka yihiin waajibna ey ku tahay in ey xaliyaan Arimaha Somalia. Walaalkeey/ Walaasheey.Aniga iyo Adigu sideen wax uga qaban karnaa.

Ogoowna, Haddaan Afka kala qaadnana waxaan nahay Mucaarad qabyaaldiiste ah, dhug laawayaa shana sidaa iney u tarjuntaan aragtidaada ayaa ma skaxdooda hore loogu barogaraamiyay. Tallo keen.

Qore: Yahya Amir .

Turkiga oo weerar ku dilay maskaxdii ka dambaysay weerarkii Istanbul

Ciidamada dalka Turkiga ayaa hawlgal qorshays an ka sameeyey woqooyiga dalka Syria, waxayna dileen nin lagu eedaynayey inuu ka dambeeyey qar axii lagu hoobtay ee ka dhacay magaalada Istanbul, sida ay baahisay warbaahinta Turkigu.

Wakaaladda wararka ee Turkiga ee Anadolu ayaa sheegtay in hawlgal qorshaysan oo fuliyeen ciidam ada sirdoonka ee Turkigu inay dileen Halil Menci oo ay ku tilmaameen in uu ahaa maskaxdii ka damb aysay weerarkii lagu qaa day Istanbul bishii Novem ber 13-keedii, hawlgalkan qorshaysan ayaa ka dhacay meel u dhow magaalada Qamishli.

Ururka dusha kala socda hawlaha xuquuqda aad anaha ee Syria ee fadhigiisu yahay dalka Ingiriiska ayaa sheegay in weerar cirka ah oo ay qaadeen diy aaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkigu inay ku dileen qof rayid ah, isla markaana ay dhaawaceen tal iye Kurdish ah.Rami Abdulrahman oo hoggaamisa guddidan kormeerka ayaa sheegtay in qofka rayidka ah ee lagu dilay weerarku inuu ahaa, shakhsi caan ku ah, dhinaca tahriibinta dadka la geeyo Turkiga. Ninkan ayaa hore isaga fogeeyey eedaha uga yimi dalka Turkiga oo ahaa, inuu dalkaas u tahriibiyey Ah lam Albashir oo ahayd haweenaydii lagu eedaynayey inay weerarka ka geysatay Istanbul.

Weerarkii dhacay bishii November 13-keedii ayay ku dhinteen lix qof oo ay ku jiraan laba caruur ahi, halka ay ku dhaawacmeen illaa 80 qof oo kale.



 

MAXAA KA JIRA IN MAREYKANKA UU SAMEEY AY WAX SABABAY DHUL GARIIRKA KU DHUFTAY TURKIGA IYO SUURIYA?


Musiibooyinka dabiiciga ah

Tan iyo markii uu 6-dii bishan February Turkiga ku dhuftay dhul gariir cabirkiisu yahay 7.8 – kaas oo dil ay dad ka badan 44,000 – waxaa baraha bulshada la gu faafinayay warar iyo sawirro ku saabsanaa musi ibadaas.

Hase yeeshee, BBC-da ayaa ogaatay in qaar ka mid ah dadka ka hadl ayay dhacdadaas ay si khaldan u eedeynayeen hay’adda HAARP oo ka sha qeysa dhinaca isgaarsiinta iyo hawada, taasoo fa dhigedu yahay gobolka Alaska ee dalka Mareykanka.

Waxaa hay’addan oo ay leeyihiin militeriga Mare ykanka lagu eedeeyay in ay si macmal ah u saba btay dhul gariirka dhimashada badan keenay.

Hay’adda HAARP waxaa la aasaasay sanadkii 1990, waxa ayna tan iyo 2014-kii ka shaqeyneysay xarunta Jaamacadda Alaska.

Wararka been abuurka ah eek u saabsan HAARP

Markii uu dhacay dhul gariirka ka dib waxaa isasoo tarayay tirade dadka Twitterka uga hadlayay HAARP

Daraasad ay BBC-da sameysay ayaa muujisay in ilaa 550,000 laga hadlay hay’adda militeriga Mareyk anka.

Mid ka mid ah dadka eedeynayay ayaa soo qor ay: "Maxaa runtii ka dhacay Turkiga?…. Waxay sam eeyeen sarsamada cimilada ee Geo-engineering HAARP!".

Qof kale oo Twitter-ka isticmaala ayaa soo geliyay muuqaal shimbir laga duubay, waxa uuna sheegay in xayawaanadu "ay u dhaqmayeen si layaab leh" ka hor inta uusan dhicin dhul gariirka, ka dibna waxa uu isweydiiyay su’aal ku saabsan in Turkiga ay "Weerar kusoo qaadday hay’adda HAARP"

Dad kale ayaa soo bandhigay sawirro muujinaya daruuro ay sheegeen in ay Turkiga dul heehaabaye en ka hor inta uusan dhicin dhul gariirka, iyagoo shee gay in daruurahaas ay sameysay HAARP.

Jessica Matthews oo ah agaasimaha barnaamijyada ee HAARP ayaa BBC-da ku tiri: "Qalabka cilmi baa rista ee hay’adda HAARP ma awoodo in uu isbaddal ku sameeyo musiibooyinka dabiiciga ah."

Aaron Ridley, oo ah barfasoor cilmiga cimilada iyo seyniska hawada ka dhiga jaa macadda Michigan ayaa ku ra acay hadalkaas: "Ma jirto cadd eyn seynis ah oo muujineysa in hay’adda HAARP ay maamuli karto cimil ada."

Dhul gariir

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Ma aha markii ugu horreysay ee hay’adda HAARP si been abuur ah loogu eedeeyo in ay ka dambeysay musiibo dabiici ah.

"Howlaha HAARP waxaa marar kala duwan loola xiriiriyay sabab ta ugu weyn ee musiibooyin bad an oo dabiici ahaa, iyadoo ay jirto in sheegashadaas ay dhowr jeer beeniyeen seynisyahannada &khubarada," ayuu yiri Shayan Sardarizadeh oo ah weriyaha BBC-da u qabilsan dhinaca dabagalka wararka benabuurka ah

Maxay sameysaa HAARP?

HAARP waxaa markii ugu horreysay loo abuuray si ay u daraaseyso saameynta ka dhalata lakabka me eraha dhulka iyo sida uu awood ugu leeyahay in uu saameeyo qalabka isgaarsiinta ee militeriga iyo rayidka.

Cilladaha dabiiciga ah ee ka dhaca hawada sare waxa ay waxyeelleyn karaan mowjadaha raadiyaha ee kasoo baxa dhulka, kuwaasoo muhiim u ah tikno olojiyadda casriga ah, sida tilmaam bixiyaha GPS-ka eek u shaqeeya qalabka satellite-ka, Wi-Fi iyo isgaa rsiinta loo adeegsado raadiyaha.

"Halka u uku wareego meeraha dhulka waxa ay leedahay gargariir dabiici ah, kaasoo wax u dhimaha habsami u socodka mowjadaha isgaarsiinta ku shaq eysa raadiyaha," ayuu yiri Barfasoor Ridley.

Fatahaado

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Waxyeellooyinkan way adag tahay in lasii saa daaliyo, sidaas awgeed seynisyahannada hay’adda HAARP waxa ay isticmaalaan qalab tayo sare leh oo lagu xoojiyo mowjadaha raadiyaha si ay u abuuraan kuleyl macmal ah ka dib na u abuuraan xaalado la mid ah kuwa hawada dhow, si ay markaas ugu suur tagasho in ay daraaseeyaan."

Jessica Matthews waxa ay sheegtay in howshan aysan wax shaqo ah ku lahayn ama sababin dhacd ooyinka la xiriira cimilada.

Musiibooyin hore oo lagu eedeeyay HAARP

Markii ay fatahaado ka dhaceen magaalada Karlovo ee dalka Bulgaria sanadkii 2022, waxaa soo baxay warar been abuur ah oo sheegay in ay musiibadaas sababtay hay’adda HAARP.

Waxaa sidoo kale hay’addan lagu eedeeyay daadad kii dhimashada badnaa ee ka dhacay Shiinaha iyo dabkii ka kacay keymaha Turkiga sanadkii 2021.

Ha dib markii ay duufaanta Ian ku dhufatay dalalka Caribbean-ka iyo Koonfurta-bari ee Mareykanka sa nadkii 2022, warar kale oo been abuur ah ayaa lagu sheegay in ay musiibooyinkaas abuurtay hay’adda HAARP.

Dhul gariirka ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya ayaa ah dhacdadii ugu dambeysay ee eedeynta usoo jiid day hay’addan, balse waxaa laga yaabaa in aysan noqon markii ugy dambeysay ee la xagxagto.

XIGASHO:-BBC


WALAX SIDA KUBADDA U SAMAYSAN OO LAYAAB LEH OO LAGA HELAY XEEBAHA DALKA JAPA WALAX AAN CAADI AHAYN OO LAGU ARKAY XEEBAHA JAPAN

Walax aan caadi ahayn oo lagu arkay xeebaha Japan

Walaxdan birta ah ee wayn ee u samaysan sida kubbada lagu dheelo ee laga helay magaala xeebeedka Hamamatsu ee dalka Japan, taas oo qiyaastii 200km koonfur galbeed kaga beegan magaalada Tokyo, ay aa dhalisay in dadku ay isla dherma an war fara badan.

Mas’uuliyiinta maxalliga ah, booliska iyo kooxda bambooyinka ayaa loo diray xeebta Enshuhama si ay u baaraan shayga la garan la’yahay waxa uu yahay.

Waxa ay ogaadeen oo kaliya ayaa in birtan wareegsan ay faaruq tahay oo aanay haatan lahayn wax khatar ah, halka qaar kale uga shakiyeen in shaygan uu noqon karo walax biyaha iska dul-sabbaynayay.

Dadka deegaanka oo aad ula dhacay walaxdan ay arkeen ayaa durba bixiyay ma gacyo dhowr ah sida "Ukunta Godzilla”, "Mooring Buoy” iyo "outer space”.

Walax aan la garanayn

Warbaahinta bulshada ee Japan ee NHK ayaa baahisay muuqaal ay ka dhex muuqanayaan laba sarkaal oo dhinacyada ka taagan bir daHabeen horesatay oo la eg 1.5 mitir oo taal xeebta Enshuhama.

Walow mas'uuliyiintu ay meesha ka saareen in walaxdan ay dhibaato keeni karto haddana waxa ay xireen aagga ay ku soo caarisay

Walow mas'uuliyiintu ay meesha ka saareen in walaxdan ay dhibaato keeni karto haddana waxa ay xireen aagga ay ku soo caarisay

Qof halkaas daris la ah ayaa markii hore wargeliyay booliska kaddib markii uu arkay shaygan aan caadiga ahayn ee xeebta ku soo caariyay.

Mas’uuliyiinta ayaa xiray goobta, waxa ana ay sawirro ka qaadeen walax da, inkastoo aanay arrintaasi wax badan ka soo bixin, marka laga reebo in walxahaa si aanay wax dhibaato ah geysan kar ayn.

Qof xeebta ku ordayay ayaa warbaahinta maxalliga ah u sheegay inuu la yaabay walaxdaas isagoo ku andacooday in meesha ay muddo taallay. "Waxaan isku dayay inaan riixo laakiin waan dhaqaajin-waayay," ayuu u sheegay HK. Mas’uul iyiinta maxalliga ah ayaa tilmaamay in walaxdaasi ay dhawaan ay halkaasi ka qa adi doonaan. Xiisad siyaasadeedPlay video, "Mystery metal sphere found on bea ch perplexes Japan", Muddada 0,30 00:30 Qoraalka Muuqaalka, Kubad weyn oo aanan la garanayn waxa ay tahay ayaa laga helay xeebta koo nfur-galbeed ee Tokyo

Helitaanka waxyaabaha noocaas oo kale ah ayaa shaki dhaliya, balse tani waxa ay ku soo beegmaysaa xilli uu jiro walaac laga qabo walxaha aan la garana yn waxa ay yihiin ee la helo kaddib markii horraantii bishan uu Mareykanku qarxiyay buufin uu lahaa Shiinaha oo looga shaki san yahay inuu wax basaasayay.

Arbacadii la soo dhaafay, dowladda Japan ayaa ku wargelis ay dhiggeeda Shiinaha sida ay uga walaacsan tahay buufinno wax lagu ogaado oo ay ugu yaraan saddex jeer tan iyo 2019 ku aragtay hawa deeda.

Waxay ahayd eedayntii ugu horreysay ee nooceeda ah oo ka timaadda To kyo kana dhan ah Beijing, taas oo beenisay inay fulinaysay hawlo basaasnimo.

Wasiirrada gaashaandhigga ee labada dal ayaa muddo afar sano ah kaddib Arb acadii kulan ku yeeshay wadahadaladii ugu horeeyay ee heer sare ah oo dhanka amniga ah oo dhexmara labada dal. Labada dhinacba waxa ay isku afgarteen inay ka shaqeeyaan sidii loo heli lahaa khad ay labada dhinac ka wada xiriiraan. XIGASHO:-BBC

FAAH FAAHIN KASOO BAXEYSA SHIL KHAS AARO DHALIYEY OO KA DHACAY GOBOLKA NUGAAL

Shil Gaari oo ka dhacay dhinaca Bari ee Gobolka Nugaal, ayaa

waxa ku geeriyooday laba nin oo la sheegay inay ahaayeen Kaaliyayaasha Gud doomiyaha Guddiga Doorashooyinka ee dowlad Goboleedka Puntland.

Labada qof ee Geeriyooday ayaa magacyadooda lagu sheegay Cabdixakiin Adan Maxamuud iyo Maxamuud Xasan Daahir, gaariga oo ahaa no oca raaxada ayaa ka yimi magaalada Boosaaso ee Xarunta Gob olka Bari.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in shilkaan ka dhacay dhinaca Bari ee Gobolka Nugaal, kadib markii gaari

Nooca raaxada oo ay saarnaayeen ragga geeriyooday uu mar qura wadada ka baxay, kaasi oo sida la tilmaamay ku socday xawaare sare.

Shilal kala duwan ayaa dhowr jeer oo horey sidaan oo kale uga dhacay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Puntland, waxaana shilalka khasaaraha dhaliyey ay inta badan ka ku yimaadeen gaadiidka oo xawaare sare loo kaxeeyo iyo waddooyinka

qaarkood oo burbursan


WAA TUMA HAWEENEYDA TRUMP U DIIDDAN FURSADDA UU MAR KALE

 KU NOQON KARO MADAXWEYNE? NIKKI HALEY

Ku dhawaaqista Nikki Haley ee ah in ay u tartami doonto doorashada madaxt ini mada 2024-ka ayaa ka dhigaysa in ay noqoto jamhuurigii ugu horeeyay ee Do nald Trump kula tartanta musharaxnimada xisbiga. Haddaba sidey ku timid rajad eeda madaxtinimo?

Nikki Haley waxa ay caan ka noqotay Maraykanka in ka badan toban sano ka hor markii 2010, ay noqotay ba rasaabka gobol ee ugu da'da yaraa Maraykanka iyada oo jirtay 39 sano. Guusha ay ka gaartay gobolka ay ku dhalatay ee South Carolina ayaa muhiimad gaar ah u lahaa - waxay ahayd haweenaydii ugu horreysay ee hoggaamisa gobolka koonfur eed ee muxaafidka ah iyo gudoomiyahii ugu horeeyay ee dadka Eeshiyaanka ah.

Musharaxnimadeeda waxa loo arkayay mid ay waqti dheer ka soo shaqeysay. "Loma eegin si dhab ah, waxaa jiray 10 naga mid ah oo moodayay inay guulay san karto," saaxiibkeed ayaa dhawaan sidaa u sheegay wargeyska Politico. Olole xooggan kadib waxa ay ugu dambeyn taageero heersare ah ka heshay Mitt Ro mney iyo Sarah Palin.

Guusha ay ka gaartay masraxa ay ragga inta badan ku hardamaan ayaa u hor seeday in lagu tilmaamo xiddig Jamhuuri ah oo soo kacaysa oo wax ka beddali karta muuqaalka xisbiga ay ragga u badan yihiin. "Tani waxay habeen aad u wa naagsan u tahay kumannaanka qof ee ku nool gobolkan kuwaas oo rumaysnaa guusha ololahan," ayay u sheegtay dadkii kasoo qayb galay isu soo baxa guushe eda.

Labadii xilli ee ay barasaabka ahayd, waxay soo shaqeysay intii u dhaxeysay 2011 iyo 2017, waxay muujineysaa halka 51-jirkani ay ka taagan tahay arrimaha waaweyn. Waxay hanatay sumcadda ah inay tahay xubin Jamhuuri muhiim ah iyo hoggaamiye ganacsiga u roon oo diiradda saartay usoo jiidista shirkadaha waa weyn ee South Carolina. "Haddii aad timaadid [halkan], qiimaha ganacsi sameysa shadu wuu yaraan doonaa," ayay tiri xilligaas.

Waxay nafteeda ku tilDorraady inay tahay mid nolosha u hiilisa oo taageerta sharciga South Carolina ee loogu talagalay in lagu xakameeyo ilma iska soo rid idda. Ms Haley waxay saxiixday sharci ka hortagaya soogalootiga sharci darrada ah sannadkii ugu horreeyay ee ay barasaab ka noqoto gobolkaas, waxaana tan iyo markaas ay dhaleecaysay siyaasadda xuduudaha ee Madaxweyne Biden. Wa xay sheegtay inay taageerto-oo ay difaaci doonto - xuquuqda haysashada hubka.

Nikki Haley

Rasaasayn 2015 kii ka dhacday kaniisad ku taal South Carolina ayaa qeexday hogaaminta Nikki Haley

Arrinta iftiimisay hawl-karnimadeeda, korna u qaaday sumcadeeda waddanka oo dhan, ayaa ahayd markii 2015 nin caddaan ah uu galay kaniisadda Mother Eman uel AME Church ee Charleston oo uu toogtay sagaal qof oo madow ah oo cibaa daysanayay.

Weerarka - oo Ms Haley ay markii dambe ku sheegtay "mid burburiyay nolo shee da oo dhan" - wuxuu ahaa isku day lagu hurinayo dagaal isirka ku salaysa, sida ay sheegeen dacwad oogayaasha. Ninka hubeysan ayaa la sawiray isagoo sita calanka Confederate-ka ee gobolladii koonfurta ee adoonsiga xilligii uu soc day dagaalkii sokeeye ee Mareykanka, calankaas oo ay dadka qaar weli u arkaan astaanta cunsuriyadda.

Ms Haley waxa ay sanado badan iska caabinaysay mucaaradka ka dhanka ah calanka balse waxa ay bedeshay mowqifkeeda. Shan maalmood ka dib xasuuqii kaniisadd ayey ku baaqday in laga saaro dhulka dawladda, iyada oo soo bandhig tay hab-raac ku dhammaaday bil ka dib markii jab iyo dood caadifadeed ka dib, mooshin laga keenay sharci-dejinta gobolka.

"Calankaasi meel ayuu leeyahay," ayay tiri ka dib markii ay saxiixday ka saar ista sharciga. "Mana ahan meel matalaysa dhammaan dadka South Carolina."

Laakiin dhowr sano ka dib 2019, Ms Haley waxay la kulantay jawaab celin ka dib markii ay u sheegtayweriye idaacad muxaafid ah in calankan uu astaan u yahay "adeegga, allabaryada iyo dhaxalka" oo uu "afduubtay" ninki hubaysnaa ee Char leston.

Waxay sidoo kale sheegtay in warbaahintu ay isku dayday in ay ka hadasho sheekada ku saabsan toogashada. "Waxay rabeen inay tan la xiriiriyaan cunsuri yad, waxay rabeen inay ugu marmarsiyoodaan xakamaynta hubka," ayay tiri.

Trump iyo Nikki

Donald Trump ayaa intuu madaxweynaha ahaa mar u mag acaabay Nikki, ergayga Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobey

Ms Haley waxay inta badan xustaa taariikhdeeda - waxa uu magaceeda ahaa Nimrata Nikki Randhawa oo ku dhala tay Bamberg, South Carolina.

Qoyskeedu waxa uu ahaa soogalooti ka soo jeeda Hindiya oo leh dukaan dhar ka lagu iibiyo. Waxay sheegtay inay u adkaysatay canaanta cunsuriyadda ah yaraanteedii oo dhan, muuqaal ay ku shaacinaysay tartankeeda madaxtinimo, waxay ku sheegtay inay kortay "Madowna mahayn, caddaanna ma ahi - waan ka duwanaa". "Waxa an ahayn dad qalaad markii aan korayay. Laakiin taasi maahan wax aan caadi ah ayn. Dadka kaa duwani waa dad qalaad meel walba oo adduunka ah," ayay ku qortay xusuus-qorkeeda 2019. "Mareykanku wuu ka duwan yahay sababtoo ah bulshadayadu way na aqbashay." Ms Haley ayaa sheegtay in inkasta oo ay la kul antay cunsuriyad lafteedu, haddana aanay u qaadanayn in Maraykanku yahay cunsuri nidaam ahaan. "Taasi waa been, Ameerika maaha waddan cunsuri ah," ayay u sheegtay Shirweynaha Qaranka ee Jamhuuriga sannadkii 2020.

Ms Haley waxaa dhaleeceeyay qaar ka mid ah dadka isticmaala baraha bulsh ada ka dib ay qirtay inaysan isticmaalin magaceeda koowaad - iyadoo qaarkood ay ku andacoonayaan inay "been abuurtay" aqoonsigeeda.Balse afhayeen u had lay ayaa mar dambe u sheegay joornaalka USA Today inay loo yiqiinnay magace eda dhexe ee sharciga ah - Nikki - tan iyo markii ay dhalatay.

Markii 1996 ay guursatay Michael Haley, oo ay ku kulmeen Jaamacadda Cle mson iyada oo baranaysa xisaabaadka, waxay qaadatay magaca dambe ee nin keeda. Lamaanuhu waxay qabteen laba xafladood oo aroos - mid mad-habka ma siixiga ee Methodist iyo mid diinta Sikh ah - waxayna isu dhaleen laba carruur ah.

Ka dib qalin-jabinteedii, Ms Haley waxay gacan ka geysatay ganacsiga dharka ee qoyskeeda. Waxay siyaasadda soo gashay 2004-tii ka dib markii ay ku guulay satay kursi ka mid ah golaha sharci dejinta gobolka South Carolina, iyada oo haysay saddex xilli ka hor inta aysan noqon barasaab.

Nikki Haley

Ms Haley waxay dhaleecaysay Donald Trump intii lagu jiray doorashadii 2016-kii, iyadoo taageertay dhowr ka mid ah dad kii kula tartamay doorashadii is reebreebka. Waxay sheegtay in uu metalo "wax kasta oo aan carruurtayda baray in aanay ku samaynayn dug siga caruurta".

Balse waxa ay iska casishay xilka barasaabka South Carolina sanadkii 2017 ka dib markii ay aqbashay magacaabista madaxweynihii xilligaasi ee ahaa in ay noqoto danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay.

Waxay halkaas ka shaqaynaysay muddo laba sano ah, si ka duwan qaar badan oo ka mid ah madaxdii hore ee Mr Trump, weligeed ma aanay isku dhicin madax weynaha. Waxay si joogta ah u riixday



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip