HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 23-KA FEBARAAYO 2023-KA

0
Thursday February 23, 2023 - 08:59:49 in Wararka by
  • Visits: 363
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 23-KA FEBARAAYO 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya , Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan boo qasho ku jooga caasimadda dal ka Imaaraadka ee Abu Dhabi waxa uu la kulmay dhig iisa dal kaasi, Sheikh Mohamed Bin Zayed Al Nahyaan.

Labada Madaxweyne waxay ka wada hadleen Xiri irka labada Waddan, Horumarinta dhinacyada kala duwan ee Iskaashiga Khaaska, Dadaalka Dhaqaala ha, Nabadda iyo Deganaanshaha dalka Soomaaliya.

Madaxweyne Al Nahyan waxa uu dhigiisa JFS ku qa abilay Carwada iyo Shirweynaha Difaaca Caalamiga ee INDEX 2022 oo haatan ka socota Xarunta Abu Dhabi ee Carwooyinka ee (Abu Dhabi National Exhibition Centre (ADNIK).

Dhanka kale, Madaxweynaha Imaaraadka Carab ta, Sheikh Mohamed Bin Zayed Al Nahyaan waxa uu ballan qaaday inay Somalia ka taageeri doonaan wax kasta oo ay dani ugu jirto Shacabka Soomaali yeed si ay u gaaraan Hankooda ku aadan Nabadda, Horumarka iyo Barwaaqada.

Dhanka kale, Inta uu Madaxweyne Xasan She ekh booqanayo dalka Imaaraadka Carabta waxa uu ka qeyb geli doonaa Daawashada Carwada Caalami ga ee Milliteriga ee INDEX and NAVDEX 2023 oo ka socota magaalladda Abu Dhabi.

Ra’iisal Wasaare Xamse oo gudoomiyay shir loo ga hadlayay la dagaalanka Fikirka Xagjirka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soo maaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddo om iyay shir looga hadlayo dar dar galinta dagaalka ka dhanka ah Alshabaab ee dhinaca fikirka, taasi oo qayb ka ah qorshaha dowladda oo ah in Alshabaab lagala dagaallamo 3 jiho oo kale ah dhaqaalaha, fikir &dagaalka tooska ah ee ka socda gobolladda dal ka.

Shirka ayaa lagu falanqeeyey qaabkii Alshabaab looga guuleysan lahaa dagaalka fikirka ah, iyadoo la adeegsanayo culimaa’udiinka Soomaaliyeed, isla markaana xoogga la saarayo sidii wacyigalinta loo gaarsiin lahaa deegaannada dhawaan laga xoreeyey oo barnaamijka xasillinta loo dhinac wadi lahaa da gaallanka Waxa loogu yeero fikirka xagjirka ah.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa tilmaamay muhiim adda ay leedahay in dadka ku dhaqan deegaannada laga saaray Alshabaab laga hirgaliyo goobo lagu soo bandhigayo caqiidada saxda ee Islaamka, isla ma rkaana dadka looga wacyi galinayo fikirka khaldan ee ay Alshabaab dadka u sheegayeen shan iyo tobankii sanno ee u danbeeyey ayaa lagu yiri war ka soo baa xay Xukuumadda Soomaaliya.

Guddoomiye Sh.Aadan Madoobe oo soo xiray Shirweynaha Midowga Bangiyada Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo xiray shir weynaha Midowga Bangiyada Soomaa liyeed ee SBF.

Shirka Midowga Baangiyada Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin 13 Bangi ayaa inta uu soc day waxaa lagu soo bandhigay barnaamijyo ku saabsan horumarinta dhaqaalaha da lka, cilmi baarisyo la xiriira sida ay u shaqeyaan baa ngiyada Aduunka,Afrika iyo kuwa Soomaaliya, iy agoo xusay in dowadda ay fududeeyso aqoonsiga dadweynaha si loogu kalsoonaado kobcinta dhaq aalaha.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-sim aha Madaxweynaha JFS oo shirka soo xiray ayaa bangiyada Soomaaliyeed ku ammaanay doorkii hor umarineed iyo dib u dhiska dalka ay ka soo qaateen, kuwaas oo ku soo shaqeeyay marxalado adag iyo daruufo kala duwan. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in Shalay la helay adeegyo Bangi oo wax badan taray dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Senator. Muuse Suudi oo sheegay sabab uu ku diiday sharciga NISA oo la xiriirta M. Salaad

Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Aqal ka Sare ee Soomaaliya ayaa si adag uga horyimid sharciga hay’adda NISA ee Shalay uu meel-mariyay Golaha Aqalka Sare.

Senator Muuse Suudi ayaa waxa uu sheegay in sharcigan uu awood xad dhaaf ah siinayo taliyaha hay’adda, oo xilligaan ah Mahad Maxamed Salaad, kaasi oo uu sheegay in xataa madaxweyne uusan wax ka bedeli karin go’aanada uu gaaro, sida uu hadalka u dhigay.

"Sharcigaan umadda ayuu ka dhaxeeya lama rabo in qof gaar ah gacanteeda ku jiro. Dadkaan in loo aaso wax aysan ogeyn looma baahna, an iga ma qabo in sidii xoolaha inta meel lagu aruursado ansixiya oo gacanta taagan aniga ma qabo,” ayuu yiri.

Senator Muuse Suudi ayaa kamid ahaa saddex Senator oo diidmo ugu codeeyay sharciga NISA, oo Shalay uu meel-mariyay Golaha Aqalka Sare kadib markii 31 Senotar ay ogolaadeen.

"Awoodda halkan ugu taalla (Taliyaha NISA) qof ay anfaceyso ma-lahan. Shey walba kaligiis ayaa ma gacaaba, xilka asaga ka qaada oo saddex kaaliye uu leeyahay. Waxa ka hooseeya oo dhan asaga kaliya weeyi, iyaga waxay qaban karaan waa iska yar yihiin xataa cid ku xigta ma jiro.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in taliyaha NISA Ma had Salaad uu leeyahay awoodda u sareysa ee dow ladda, "Awooda oo dhan isaga ayaa leh, madaxwe ynaha haddii Golaha Wasiirada soo qoraan saxiix ayuu ku leeyahay halkaas ayuu kaga hara, asaga hadduu qoray meel kale oo uu ka geli karo ugama je edo qoraalka buugan, sidaas ayuu u yaalla buugan.”

Senator-kan ayaa Sabtidii guddoonka ka dalbad ay in loo yeero agaasimaha hay’adda Nabad-Sugid da iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Maxam ed Salaad, si uu goobjoog uga noqdo sharciga hay ’adiisa ee laga doodayo, islamarkaana wax laga weydiiyo qoddobada u baahan fasiraad dheeraad ah, taasi oo uu Shalay sheegay in waxba laga soo qaadi waayay.

Sharciga NISA oo muddo doodiisa ay ka socotay Golaha Aqalka Sare ayay Shalay ansixiyeen Sena tor-adu, kadib markii uu guddoonka cod u qaaday meel-marinta sharcigaan, waxayna sidaas NISA ku yeelatay 53 sano kadib sharci rasmi ah oo ay ku dha qmeyso.

Golaha Aqalka Sare oo meel-mariyay sharci ga NISA iyo Mahad Salaad oo ka falceliyay

Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaa nka Federaalka Soomaaliya oo Shalay kulan ku yee shan magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeyn u cod eeyay Sharciga Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sird oonka Qaran ee NISA.

Golaha ayaa si aqlabiyad leh ku meel-mariyay Sharcigan oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka doodayeen Senataradu.

Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga gudaha, Maxamed Cali Xagaa oo ka qayb-galay kulanka Aqalka Sare ayaa Golaha uga mahad celiyay meel-marinta Sharcigaan.

Xagaa ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in Sharci gan uu muhiim u yahay dowladnimada iyo sidoo kale dhismaha hay’adda NISA.

"Shalay waa maalin weyn oo aan dhidibada u taagnay tiir kamid ah tiirarka ay ku dhisan tahay dowladnimada oo ah ansixinta Sharcigan oo ay ku dhismi dooto NISA,” ayuu yiri. Dhanka kale agaas m aha guud ee NISA, Mahad Salaad ayaa qoraal uu soo saaray si weyn ugu ma had celiyay Golaha Aqalka Sare, isaga oo ku bogga adiyay tallaabada ay qaadeen. Mahad Salaad ayaa ballan-qaaday inuu Sharcig an ku shaqeyn doono, isla-markaana uu soo celin do ono kalsoonidii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdo onka Qaranka.

Sharcigan ayaa waxaa dhowaan soo ansixiyay Golaha Shacabka Soomaaliya, kadib markii ay ogola adeen ilaa 144 xildhibaan oo ka tirsan Baarlam aanka.

Sidoo kale waxaa Sharcigan loo sii gudbin doon aan xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu ud, si uu saxiixo, kadibna loogu shaqeeyo.

Si kastaba, 53 sano kadib ayey NISA yeelatay Sharci rasmi ah oo ay ku dhaqmeyso, kaas oo lagula xisaab tami karo madaxdeeda, sidoo kalena la yaqaano awoodeeda.

R/Wasaare Xamze Oo Midowga Yurub Kala Had lay Taageerida Qorshaha Xasilinta

Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay Saf iirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms Tiina Intelmann.

Oo ay ka wada hadleen sidii ma shaariicda horu maniyeed ee Mid owga Yurub ka taageero Sooma aliya loogu salayn lahaa barnaajiyada ahmiyadda u leh xukuumadda Dan-Qaran.

Danjiraha Midawga Yurub Ms Tiina Intelmann ayaa la wadaagtay Ra’iisul Wasaaraha in Midowga Yurub uu sii wadi doono barnaamijyada horumarinta ee uu ka taageero Soomaaliya, iyadoo sheegtay in xilligan Midowga Yurub kaalin wayn ka qaadan doono barnaamijka xasilinta deegaannada laga xoreeyey Khawaariijta.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa u jeediyay Danjiraha Mid owga Yurub in mashaariicda horumarineed ee ay ka taageeraan Soomaaliya lagu saleeyo arrimaha mudnaanta u leh dowladda xilligan, gaar xasillinta deegaannada laga xoreeyey Khawaariijta oo hadda ay xukuumaddu ka wado hannaankii dadka deegaanka lagu gaarsiin lahaa adeegyadda aasaasiga ee Khawaariijtu ka curyaamisay.

Wasaaradda qorsheynta XFS oo soo saartay warbixinta nidaamka maareynta macluumaadka deeqaha

Wasaaradda Qorsheynta , Maalgashiga iyo Horu marinta Dhaqaalaha ee Dawladda Federaalka Soom aaliya ayaa Shalay soo

saartay warbixinta Nidaamka Maareynta Maclu umaadka deeqaha, taas oo diirad da saaraysa sannad maaliyad eedka 2021.

Munaasabaddan ayaa waxa ka qeyb galay Mas’uuliyin kala duwan oo ay ku jiraan xu bnno ka kala socday wasaaraddaha dowladda federa alka iyo kuwa maamul goboleedyada ee ay warbixin tu khuseyso, ururrada bulshada rayidka, ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo hay’adaha dhanka horum arka dhaqaalaha qaabbilsan.

Nidaamka Maareynta Macluumaadka deeqaha ee Soomaaliya waxaa si sahlan ku geli karta cid kasta oo heysata xiriir internet, arrintan oo sii xoojinaysa daah furnaanta lala leeyahay bah wadaagta horum arka iyo sidoo kale dhisidda kalsoonida u dhaxeysa Dowladda iyo Muwaadiniinteeda.

Waxaa sidoo kale xusid mudan in nidaamka Xog Ururinta Soomaaliya ee AIMS uu baddalay nidaamkii hore ee xog-ururinta ee duugga ahaa kaa oo la ade egsan jiray sanadihiii u dhaxeeyey 2014 ilaa 2020.

"Iyadoo la adeegsanayo nidaamka xog ururinta ee AIMS, Dowladda Federaalka iyo saamilayaasha kale waxay awood u yeelan doonan inay la socdaan cidda maalgelinta sameyneysa, waxa ay maalgelinayso, go orta,goobta iyo caddada inta ay la’eg tahay, iyadoo xoogga la saarayo ururinta macluumaadka si loo ga aro qorshayn istaraatiiji ah iyo isku duwis aad u nidaa msan, iyadoo hadafka guud uu yahay sidii loo xoojin

lahaa wax ku-oolnimada gargaarka”

GAAS oo sheegay inuu hayo caddeynta in S/land ay maalgeliso Al-Shabaab

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Pun tland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo war cusub soo saaray ayaa sii xoojiyay eedeynta loo jeedinayo Somaliland ee ku aaddan inay taageerto xoogaga hubeysan ee Al-Shabaab.

Cabdiweli Gaas ayaa shaaca ka qaaday in intii uu hayey xilka mad axweynaha Puntland uu uruurinay xogtan, wuxuuna sheegay inuu ku ogaaday in Soma liland maalgeliso Shabaab.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inuu hayo cad deyn ku filan arrintaasi, isla-markaana uu la wadaag ay dowladda UK balse uu kala kulmay jawaab yaab leh, sida uu hadalka u dhigay.

Siyaasigan oo horay ra’iisul wasaare uga soo noq day Soomaaliya ayaa hadalkan ka sheegay dood uu uga qayb-galay barta Twitter Space, wuxuuna tilma amay in qaddiyadan uu kala hadlay safiirka UK ee It oobiya, balse uu tilmaamay inuu u muujiyay inuu raal liba ka yahay.

"Waxaan Addis Ababa kula kulmay safiirka UK ee Itoobiya,waxaan ku iri, Somaliland waxa ay maalgel isaa Al-shabaab,caddeyntiina waan heynaa, waxaa se uu igu yiri fadlan kor ha u dhihin, xitaa haddii ay jir to” ayuu yiri doodaan ku yiri Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Madaxweynihii hore ee Puntland oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in ay u muuqato in Al-shabaab iyo Somaliland ay yihiin laba mashruuc hal-meel laga maalgeliyo, sida uu hadalka u dhigay.

Waxa kale oo uu intaasi kusii daray in marar badan uu is-weydiiyay sababta ay Al-Shabaab halis ugu yihi in dalka intiisa kale, marka laga reebo deegaanada Somaliland.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo todobaad kan Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Ca ydiid Dirir uu shaaciyay in amiirka guud ee kooxda Al-Shabaab uu haatan xanuunsanayo, isla-markaana lagu daaweynayo magaalada Hargeysa sidoo kalena caruurta Al-Shabaab & qoysaskooda ay dagan yihiin gudaha magaaladaas, sida uu hadalka u dhigay.

Caydiid ayaa tilmaamay in sidoo kale sirdoonka Somaliland ay koonfurta usoo gudbiyeen Aadan Suni, isaga oo carabka ku dhuftay in la rabo in lagu bedalo amiirka xanuunsan ee Al-Shabaab Axmed Dii riye Cumar (Abuu Cubeyda) oo isna horay u bedd alay Axmed Godane.

Si kastaba, illaa iyo hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dhanka Somaliland, balse eedeyn tan ayaa ku soo aadeyso, ayada oo ay horey xuku umadda Hargeysa u sheegtay in Puntland iyo Al-Shabaab ay ka dagaalamayaan magaalada Laasca anood ee gobolka Sool.

DF oo shaacisay tirada dadka ku dhintay weerar kii Al-Shabaab ee guriga Mirinaayo

Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay khasaaraha ka dhashay weerarkii ay Al-Sha baab ku qaadeen guri ku yaalla degmada Cabdic asiis ee magaalada Muqdisho.

Afar xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la toogtay, waxaana shan ku ahaa ninkii is-qarxiyey ee bilaabay weerarka, sida ku cad qoraalkaan ka soo baxay dowladda.

Guriga la weeraray waxaa dega naa oo lagu dabiibayey ciidankii macawiisleyda Hiiraan ee ku soo dhaawacmay dagaallada, waxayna laga dilay oo weerarkaan uu gala aftay 10 nin, halka seddax kale ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya.

Bayaankaan oo ka soo baxay wasaaradda warfaaf inta Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu sheegay in guriga la weeraray ay deganaayeen dad shacab ah, isla markaana ciidankii badbaadinayey dadkaas ee weerarka soo afjaray ay ka dhaawacmeen shan askari.

Hoos ka akhriso bayaanka dowlada oo dhameys tiran: Ciidamada Amniga ayaa soo afjaray weerar Ko ox Khawaarij ah ay ku qaadeen Guri ay ku sugn aayeen Dad Shacab ah oo ku yaalla degmada Cabdicasiis.

Abaaro 3:00PM ee Shalay ayaa koox ka tirsan Khawaarijtu waxa ay soo weerareen Guri ku yaalla Degmada Cabdicasiis oo ay ku sugnaayeen Dad Shacab ah.

Nafti hallige ka tirsanaa Kooxda Khawaarijta ah ayaa isku qarxiyay albaabka Guriga ka dibna waxaa ay Khawaarijtii la socotay bilaabeen in ay beegsad aan Shacabkii halkaas ku sugnaa.

Ciidamada Amniga oo aan ka fogayn goobta ayaa isla markiiiba deg deg uga hawlgalay sidii loosoo afjari lahaa duullaanka Khawaarijtu ay ku qaadeen Muwaadiniinta halkaas ku sugnayd.

Ciidamada ayaa Gurigaas iyo Guryaha ka ag dhawaa ka daad gureeyay inta badan Shacabkii halk aas ku sugnaa. Cadawga Khawaarijta ah ayaa goo bta ku dilay 10 Shahiid oo ahaa muwaadiniin aan waxba Shalaysan, waxaana dhaawacyo soo gaareen seddex kale.

Ciidamada ayaa toogtay Afar Khawaarij oo ahaa kuwii weerarka soo qaaday. Intii uu socday haw lgalku ayay dhaawacyo soo gaareen afar ka mid ah Ciidamada Qaranka ee ku jiray hawlgalka bad baadinta ah.

Weerarkaan ay Khawaarijtu ku qaadday guryaha Dadka Shacabka ah ayaa muujinaya xaaladda qu usta ah ee Khawaarijtu ku suganyihiin iyo Heerka uu gaaray beegsiga tooska ah ee ay ku hayaan Shac abka Soomaaliyeed.

Talaabada Khawaarijtu waa mid muujinaysa sida ay ugu bareerayaan beegsiga Shacabka Soomaaliy eed, taas oo dhamaanteen nagu waajibinaysa in aan sii labanlaabno dedaalka lagu suulinayo Cadawga Khawaarijta ah.

Dawladdu waxa ay tacsi udiraysaa ehelada Mu waadiniintii ay Khawaarijtu beegsatay ee Shuhadada ah waxeeyna caafimaad deg deg ah alle uga bary ayasaa muwaadiniinta shaawacyadu soo gaareen.

Xildhibaan Cabdisamad Macalin: "Dadka Xarardheere marka aad la sheekeesatid wa xa ay kuu sheegayaan wax aanay dhage ysan Karin qof damiir leh”

Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax oo katirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11 aad ee JFS oo la hadlay warbaa hin ta ayaa faah-faahin ka bixiyay is bad delka ka jira Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug DG Galmudug.

Waxa uu intaas ku daray in Dadka Magaalada Xa rardheere ka barakacay kahor inta aysan gelin Cii damada Dowladda Federaalka, Daraawiishta D/ G.Galmudug iyo Dadka Deegaanka ay dib ugu soo laabtaan Magaala daas.

Ganacsiga, Waxbarashada & is dhexgalka Bulsha da degen Magaalo-Xeebeedka Xarardheere ee Gob olka Mudug ayuu sheegay Xildhibaan Cabdisamid Macalin Maxamuud in dib usoo laabteen, keliya la sugayo adeegyada dhanka Dowladda Federaalka & DG Galmudug looga fadhiyo.

Mustaqbal ayaa Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud waydiisay in Bulshada ay ugu tageen Ma gaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug oo aanay arag Xildhibaannada metala maadaama ay Maamu layeen ‘AS’ waxa ay u qabanayaan ayaa ku war celiyay. "15 sano gacan cadaw ayay ku jireen, markii ugu horreysay ee la xorreeyay waan u tagnay, waxa aan ugu nimid waxa ay ahayd in aan qiimeyno baahiyaha halkaas ka jira sababtoo ah Dadka muddada intaas la eg cadawga gacanta ku hayay waad ogtahay dha linyarada xiligaas dhalatay ee waqtigaan soo gaartay si ay nolosha ula qabsadaan aad ayay u adag tahay, waxaa inoo suuragashay in aan soo ogaano wax kas ta oo jira sida dhinaca Nolosha, Caafimaadka, Aad aabta Islaamka in Dadka diinta la baro” ayuu yiri Xil dhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud.

Kulan Xildhibaannada tegay Xarardheere ay la qa ateen qaar kamid ah Dadka Magaaladaas ayuu she egay in ay uga sheekeeyeen xaalado adag oo ay la kulmeen muddadii ‘AS’ maamulka gacanta ku hey say, qaarkoodna ay qiira-gelinayaan qofka dhageys ta waa sida uu hadalka u dhigay.

Dadka marka aad wajiyadoodu aragtid ama kula hadlaan yaa qofkii damiir leh dareemi karaa waxa ay ka faaiideeyn, way aamini kari waayeen cid baa dad kaas la hadli karta ama ka saari karta oo qaarkood ayaa ku dhahaya riyo ayaan moodnaa, Sida ay u ha dlayaan marka ay ka hadlayaan dhibkii lagu hayay ma ahan kuwa aan sheeg-sheegi karo balse waxa ay sheegayaan wax aad u weyn oo aanay dhageysan Karin qof damiir leh” Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa sidaas u sheegay Mustaqbal Media.

Xildhibaanno katirsan Golaha Shacabka Baarl amaanka 11aad ee JFS iyo Madaxda DG Galmudug oo tegay Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug oo muddo 15 sano ah gacanta ku hayeen ‘AS’ ayaa sheegay in wax laga qabanayo dhibaatooyinka ka jira Magaaladaas.

Hir-Shabelle oo si Carro leh uga hadashay weerarkii degmada CABDICASIIS

Wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka HirShabelle, Cabdi Daahir Guure (Karoore) ayaa si kulul uga hadlay weerarkii qaraxa ku billowday ee ay Al-Shabaab Shalay ku qaaday guri ku yaalla deg mada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu beegsaday dhaawacyo ka tirsan ciidanka Macawi isleyda.

Wasiirka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa shaaciyay in dagaalkaas lagu dilay 10 ka mid ahaa ciidanka Macawiisley ee horay ugu soo dhaawacmay dagaalka Hiiraan, wuxuuna intaasi ku daray in dadka la dilay uu ku jiray dhaqtarkii gaarka ahaa ee baxn aaninayay dhaawacyadaasi.

Karoore ayaa sidoo kale xusay in weerarkaan uu ahaa mid aargudasho ah oo ay Al-Shabaab uga jawa abeyso jabkii loogu geystay gobolka Hiiraan, sida uu hadalka u dhigay.

"Waa niman looga adkaaday dagaalkii furinta ah aa marka aarsi iyo cadowtinimo ayey ku jiraan, mar ka waxa ay rabaan inay dadka xanuun jiyaan,” ayuu yiri Wasiir Karoore.

Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in uu dayac amni lagu sameeyay dadka asi, isaga oo sababta ku sheegay in re er Hiiraan aysan wa metalaad ah ku laheyn gobolka Banaadir.

"Waa qorshe ay maleegeen oo ay ku guuleysteen, Gobolka Banaadir haddii ay tahay amnigii iyo taloo yinka kaleba dadka deegaankaas kasoo jeedaa wax metelaad ah kuma lahan,” ayuu markale yiri wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka HirShabelle.

Weerarkan ayaa waxaa sheegtay Al-Shabaab, waxaana fuliyay afar nin oo la toogtay, ayada oo mid kale oo shanaad uu isku qarxiyay afaafka hore ee guriga la weeraray.

Dowladda Soomaaliya waxay dhankeeda shaac isay in dagaalka lagu dilay 10 qof, sidoo kalena lagu dhaawacay 7 kale oo ay afar ka mid ah yihiin askar ka tirsan ciidanka amniga.

Si kastaba,, weerarkan ayaa kusoo aadayo xilli xa saasi, isla-markaana ay dowladda Soomaaliya ay gu ullo ka gaartay howlgallada ka socda gobollada, kaas oo lagu jabiyay Al-Shabaab, oo dhankeeda iyaduna haatan culeys soo saartay gudaha M/Muqdisho.

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo doortay guddoomiye cusub.

Doorasho muddo dheer lagu muransanaa ayaa Shalay ugu dambeyn lagu doortay hoggaanka xiri irka kubadda cagta ee Soomaliaya, waxaana guddo omiye loo doortay ku simihii gudoomiyaha xiriirka Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiino), wuxuu hoggaa min doonaa xiriirka kubadda cagta.

Haseyeeshee, koox kale oo diidan doorasha daasi ayaa iyana Muqdisho ka sheegay inay doorte en hoggaan kale oo ay leeyihiin , waxay u doorteen Xasan Aadan Yabarow Wiish, kooxdan ayaa waxay ka gadoodsanaayeen doorashada guddoomiyaha cusub.

Doodda taagan ayaa ah xiriirada caalamiga ah ee kubadda cagta yey u aqoonsan doonaan guddoomiy aha hoggaamin doono xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliya?

Faysal Cali Waraabe: Muuse waxan ka codsanaya in uu xilka ka dago

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali War aabe ayaa madaxweynaha Som ali land ku eedeeyay in uu sabab u yahay colaada Laascaanood iyo dhiba atooyin kale, wuxuuna ugu baaqay in uu is casilo.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in madaxweyne Biixi uu masuul ka yahay colaada ka taagan magaa lada Laascaanood, isla markaana uu abuuray dhibaatoo yin kale oo baaxad leh.

"Waxaan aad uga xumahay dagaalka macno darada ah ee ka socda Laasc aanood. Dhibaatada Laasc aanood waxay ka mid tahay dhibaatooyinka baaxad da leh ee dalka ka jira ee uu abuuray Muuse" ayuu yidhi Waraabe.

Waxa uu ku andacooday in Somaliland ay qarka u saarantahay burbur, iyo in ay noqoto

Dowladda oo sheegtay in howlgal ka dhacay gob olka Hiiraan lagu dilay 20 xubnood oo ka mid ah Shabaab

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shee gtay In howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Shaw gobolka Hiiraan in lagu dilay 20 ka mid ah dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab.

Howlgalkaan ayay dowladdu sheegtay iney si wadajir ah u fuliyeen ciidanka Nabadsugida Qaranka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah, kaasoo ay sheegtay in lagu beegsaday gaari noociisu yahay Homey oo ay saaranayeen ciidamo ka tirsan kooxda Al-shabaab.

Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Warfaaf inta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xubnaha lagu dilay howlgalka ay qeyb ka ahayeen xubno ka bad baaday howlgal Shalay ka dhacay deegaanka Cad alay oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Si kastaba ha ahaate howlgalkaan ayaa kusoo beegmaya, iyadoo Shalay galinkii dambe dowladda Soomaaliya ay shaacisay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Cadalay iney ku dishay in ka badan 42 ka mid ah dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab oo halkaasi isku aruursanaayay.

Sacuudiga oo $1 Bilyan ugu deeqay dowladda YEMEN

Sacuudi Carabiya ayaa laca g dhan 1 bilyan oo dollar dhigay bankiga dhexe ee Yemen ee fa dhigiisu yahay magaalada Cad an Talaadadii, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Sucuudiga ee SPA, iyadoo dowladda dalkaas ay la daalaa dhac ayso lacag yari ah iyo sare u kaca qiimaha shidaalka iyo bad eecadaha.

Riyadh ayaa hoggaamineysa isbaheysiga militari ee Yemen oo dagaal kula jira Xuutiyiinta xulafada la ah Iran tan iyo 2015 kadib markii Xuutiyiintu ay ka saareen caasi madda Sanca dowladda uu Sacuudiga taageero.

Colaadda ayaa hakatay, iyada oo ay jirto nabad la’ aan, maadaama dagaalku inta badan joogsaday, bal se labada dhinacba waxay ku guul-darreysteen inay dib u cusboonaysiiyaan xabbad-joojin ay garwad een ka ahayd Qaramada Midoobay oo dhacay bishii Oktoobar.

Ilaa hadda ma cadda in 1 bilyan oo doollar ay qa yb ka ahayd xirmo taageero ah oo 3 bilyan oo doollar ah oo Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta u ballan-qaadeen bishii May ee lasoo dhaafay dhaqaalaha Yemen.

Dowladda caalamku aqoonsan yahay ee fadhig eedu yahay koonfurta ayaa la arkayay in dhaqaa laheeda guud uu sii xumaanayo kadib markii xar akada Xuutiyiinta ay weeraro isdaba joog ah ku qaa deen saldhigyada halkaas ku yaala kuwaas oo caq abad ku noqday dhoofinta shidaalka oo ah isha dakhli ee muhiimka ah.

Bishii Nofembar, Sanduuqa Lacagta Carbeed ay aa saxiixay heshiis $ 1 bilyan ah oo lagu taageerayo barnaamijka dib-u-habeynta dhaqa alaha Yemen.

arun kooxaha argagixisada ah hoy u noqota, wax aanu madaxweynaha ugu baaqay in uu is casilo si xal loo helo.

"Dalku wuxuu qarka u saaran yahay burbur iyo inuu noqdo xudunta xagjiriinta. Madaxweyne Muuse waxaan ka codsanayaa in uu xilka ka dago si loo badbaadiyo Somaliland" ayuu yidhi Waraabe.

Dagaal u dhexeeya millateriga Somaliland iyo ciid amo taabacsan garaadada ku sugan Laascaanood, ayaa muddo 2 todobaad ka badan ka socda maga alada Laascaanood, isla markaana xabad joojin ay xukuumada Somaliland ku dhawaaqday ayaan wali hirgalin.

Shariif oo hogaanka u qabtay mucaaradka huur san ee DF kadib tallaabo uu qaaday

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo mada xweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Isniintii si xoogan uga horyimid dhaq-dhaqaaqa muddo kororsiyada is-huwan ee ka socda dalka.

Golaha Shacabka ee Baarlamaa nka Federaa lka ah ee Soomaaliya waxa ka socda abaabul iyo mooshin ay wadaan xildhibaanada qaar, ka as oo ay ku doonayaan in muddada xil-haynta labada Aqal looga dhigo Shan sano.

Hadda muddada xil-haynta ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya waa Afar sano, sidoo ka le magaalada Baydhabo waxaa dhawaan hal sano lo ogu ansixiyay Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.

Inkasta oo ay midda federaalka adag tahay oo ay u baahan tahay in la helo saddex meelood laba kamid ah labada Aqal si loo bedelo qodob Dastuuri ah, haddana Shariif Sheekh Axmed iyo xisbigiisu waxay ku tilmaameen kalsooni darro haysata madax da la doortay.

Marka laga reebo Saciid Deni, dhamaan madax da maamul-goboleedyada ayaa iyaguna sameystay muddo kororsi hal sano ah, taas oo xisbiga si weyn u diiday isaga oo aan kala qaadin. Waxay ku baaq een in madaxda ku shaqeeyaan muddada ay haystaan, Dastuurkana ay ilaaliyaan. Wax aan suur toobi karin ayay ku tilmaameen in qof xafiiska doora sho iyo sanado la isla yaqaano ku yimid in isagu gac antiisa ku bedesho muddada uu fadhinayo kursiga.

Qorshooyinkan socda ayuu xisbiga Himilo Qar an ku tilmaamay kuwa abuuri kara xasillooni daro siy aasadeed iyo qalaalase horleh, sidoo kalena wiiqi ka ra dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada.

Heshiiskii dhawaan ka dhacay magaalada Baydhabo ee garwadeenka ka ahaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayuu xisbiga Himilo Qaran ee Shariifku hoggaamiyo waxa uu ku tilmaamay mid lo ogu gogol xaarayay muddo kororsi heer federaal ah.

Qoraal adag oo xisbigu soo saaray ayaa si weyn loogu diiday tallaabadan dastuur jabinta ah, iyada oo la xasuusto wixii doorashadii ugu dambeysay ka dhacay dalka kadib markii madaxweyne Farmaajo uu isku dayay inuu labo sano ku darsado.

Madaxweyihii hore ee Soomaaliya Shariif She ekh Axmed in xisbigiisu sidan u hadlo waxay ka dhig an tahay inuu durtaba isagu qaatay hoggaamintii mu caaridka iyo dhinaca kale inay kooxdiisu tahay qol ada qura ee si cad u diiday in Dastuurka la jabiyo.

Waxay kasoo baxeen xeyndaabka mucaaridka huur san, waxayna berri heli karaan waddo ay wax badan ku diidaan, dadkuna ugu garaaban.

By:-AbdullaAhi Osman Farah

Faah faahin:- Macalin Caan ah oo Habeen hore lagu dilay Beledweyne

Kooxo hubeysan ayaa Habeen hore Xaafada Xaawa-ta ako ee Magaalada Beledweyne waxa ay kudileen Macalin Mowliid oo kamid ah Macalimiinta Dugsiyada Qu’raanka Kariimka.

Ciidamo katirsan laamaha Amniga Beledweyne ayaa gaaray halka dilka uu ka dhacay, kuwaas oo ho wlgallo baaritaano ah wada, wallow ay baxsadeen raggii dilka geystay

Weli lama oga cidda ka dambeeysa dil ka Habeen hore Magaalada Beledweyne loo gu geystay Macalinka Dugsi Qur’aan, waxaana weli ka hadlin laamaha Am niga iyo Maamulka Magaalada Beledweyne ee Xar unta Gobolka Hiiraan.

Todobaadkii hore ayay aheyd markii Magaalada Beledweyne ay Kooxo hubeysan ay M/Beled weyne kudileen Nabaddoon kamid ahaa Ganac satada Mag aalada Beledweyne.

Golaha Ammaanka ee QM oo shaaciyay in horu mar laga gaaray dagaalka ka dhanka Khawaarijta

Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Mi doobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Kiki Gbeho oo ka hadashay kulanka golaha ammaanka ee Qa ramada Midoobay ayaa sheegtay in Dowladda Soo maaliya horumar la taaban karo ay ka sameysay ku guuleysiga arrimaha muhiimka u ah qaranka.

"Dowladda DFS in kasta oo ay caqabado badan jireen, hadd ana waxay ka sameysay horu mar la taaban karo, joogteynta wadashaqeyn dhow oo ay la yeelatay dowladaha Xubnaha ka ah Federaa lka, guulo laga gaaray dagaalka lagula jiro Al-Shab aab, iyo Soomaaliya oo weli ku socota wadadii lagu dhammeystiri lahaa hannaanka deyn cafinta ee 2024.” Ayey tiri Kiki Gbeho.

Sidoo kale, Mrs. Kiki Gbeho, ayaa tilShalayy in horumarka ay sameysay dowladda federaalka uu abuuray jawi wax ku ool ah oo suurtageliyay ajend aha dowlad-dhisidda, udub-dhexaadka dhamme ystirka geeddi-socodka dib-u-eegista dastuurka iyo guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta. "Horumarka ay samaysay DFS,waxa uu abuuray jawi wax ku ool ah si loo suur tageliyo horumar laga gaaro ku sii socoshada ajend aha dowlad-dhisidda. Udub-dhexaadka ajanduhu waa dhammeystirka gee ddi-socodka dib-u-eegista dastuurka loo dhan yahay, la iskuna raacsanyahay,” ayey Kiki Gbeho ka sheegtay Shirka G/ Ammaanka.

Madaxweynaha Shiinaha oo lagu wado in bilaha soo socda uu booqdo Moscow

Hoggaamiyaha Shiinaha Xi Jinping ayaa isku diy aarinaya inuu booqdo magaalada Moscow, si uu ku lan madaxeed ula yeesho madaxweyn aha Ruushka Vladimir Putin todobaadyada soo socda, sida uu qo ray wargeyska Wall Street Journal.

wargeysku oo soo xiganaya dadka si yaas iyiin, wuxuu shee gay in shir-mada xeedka Xi-Putin uu qayb ka ahaa dadaa lka Shiinaha uu ku doonayo inuu kaalin firfircoon ka qaato soo afjarida dagaalka sannad jirsaday ee ka socda Ukrine iyo qayb ka mid ah riixitaanka nabadda ee xisbiyada badan.

Shiinaha ayaa sidoo kale u isticmaali doona shir mad axeedka in uu ku celiyo baaqyada ah in aan la istic maalin hubka nukliyeerka, ayay warbixintu raacisay.

Wargeyska aya intaa ku daray in booqashada Xi laga yaabo inay dhacdo Abriil ama horraanta May marka Ruushku u dabaaldegi doono guushii laga gaaray Dagaalkii Labaad dunida ee lagu jabiyay Naz iyiintii Germany.

Diblumaasiga ugu sarreeya Shiinaha Wang Yi ay aa hadda ku sugan magaalada Moscow, waxaana la filayaa inuu Shalay la kulmo wasiirka arrimaha diba dda ee Ruushka Sergey Lavrov.

Xi iyo Putin ayaa markii ugu dambeysay shaqsi ahaan ku kulmay Shiinaha ka hor Ciyaaraha Olombik ada Jiilaalka ee Beijing sanadkii hore, maalmo ka hor intaaysan Ruushka soo gelin Ukraine 24-kii Febaury.

Mareykanka oo dalbaday in dunida aysan Soomaaliya

Howl-wadeenada gargaarka ee Soomaaliya ayaa ka walaacsan hoos u dhac ku yimaada gargaarka bin i’aadannimo, xilli ay abaaraha dalka ka jira sii jii tamayaan.

Deeq-bixiyayaasha ayaa Soomaaliya caawinayay tobannaan sano, inkasta oo xaaladda bani’aadaminn imo ee waddanka aysan waxba iska beddelin, sida ay sheegeen qaar kamid ah howl-wadeenada garg aarka.

Dalalka deeq-bixiyaasha oo ay wehliyaan dhibaatooyin badan oo dunida ka jira ayaa sidoo kale u baahan taageero bini’aadan nimo, taas oo hoos u dhigi karta heerka lacagaha ay Soomaaliya hesho, sida ay sheegeen madaxda how l-wadeenada gargaarka ee Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa weli ah deeq-bixiya ha kaliya ee ugu badan ee bixiya gargaarka bini’aada nnimo ee Soomaaliya, hase yeeshe xilligaan waxay Ameerikaanku dalbadanayaan in dunida kale aysan ku fiirsan, sida uu xaqiijiyey sarkaal ka tirsan safaa rada Mareykanka ee Muqdisho.

Sarkaalkan oo la hadlay VOA ayaa waxa uu she egay in dowladda Mareykanka ay Soomaaliya ugu deeqday illaa $1.3 bilyan oo gargaar ah tan iyo barta mihii sanadkii 2021-ka.

Waxa uu si cad u sheegay sarkaalkan in Mareyk anka uusan dabooli karin kaligiis baahida bini’aada nnimo ee Soomaaliya, taasi oo mareysa marxalad si weyn looga deyrinayo.

"Kaligeena ma sameyn karno shaqada intaas le’eg waxaana ugu baaqaynaa dhamaan deeq-bixiyaasha inay kaalintooda ka qaataan sidii ay gacan uga gey san lahaayeen joogteynta iyo kor u qaadida jawaabta xaaladdahaasi si loo hubiyo in gargaarku uu sii soc do heerarka lagama maarmaanka ah.”

Sarkaalkan ka tirsan safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa uu intaas kusii daray "Mareykanka waa sii wadayaa ka jawaabida xaaladda bini’aadann imo, badbaadinta nolosha iyo ka-hortagga bilowga macluusha iyo dhimashada baahsan.”

Qorshaha waxqabadka bini’aadantinimo ee So omaaliya ee 2023, oo ay daaha ka rogeen todobaad kii hore QM, saaxiibadeeda bini’aa damnimada iyo dawladda federaalka Soomaa liya ayaa waxaa ka mid ahaa baaqa 2.6 bilyan oo dollar oo deeq ah.

Deeqdan lacageed ayaa waxaa la sheegay in lagu caawinayo in ka badan 8 milyan oo qof, oo lasoo wa riyay inay si aad ah ugu baahan yihiin gargaar ay ku noolaadaan.

Arrimahan ayaa imanaya, iyada oo saadaalintu ay haddaba muujineyso in xilli roobaadka gu-gana uu noqdo mid hooseeya, taasi oo uga sii dareysa xaalad da taagan.

8 dal oo ka mid ah Golaha Ammaanka oo Somalia kasoo saaray qoraal nooc cusub ah

Qaar ka mid ah waddamada ku jira Golaha Amm aanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay si gaar ah uga hadlayaan xaaladda haweenka Soomaalida, nabadda iyo amniga.

Dalalkaasi oo kala ah Malta, Albania, Brazil, Faransiiska, Ja pan, Switzerland, Imaaraatka Carabta iyo Britain ayaa sheegay inay ku midoobeen soo saarista qoraalka iyadoo Shalay Golaha Amma anka uu ka wada hadli doono xaaladda Soomaaliya.

Waxay sheegeen in weerrada sii socda ee Al-Sha baab oo ay weheliso xaaladda bani’aadam innimo ee daran, abaarta iyo hannaanka siyaas adeed ee caq abadaha wata ay sii kordhiyeen halista ilaalinta dad ka soo barakacay, kuwaasi oo 80% ay yihiin dumar iyo carruur.

Dalalka ayaa sidoo kale sheegay inay aad uga argagaxeen xadgudubyada galmada iyo tacaddiyada kale ee jinsiga ku salaysan ee ka dhaca Soomaaliya.

Waxay ugu baaqeen dawladda Soomaaliya inay muhiim tahay in la baaro, sharcigana lala tiigsado kuwa ka dambeeya. Waxay ugu baaqeen dhammana dhinacayada inay ixtiraamaan sharciga caalamiga ah ee bani’aadaminnimada iyo xuquuqda aadanaha, iyo in kuwa xadgudubyada gaysta lala xisaabtamo.

Waxay sheegeen in ka sokow ballanqaadka la sameeyey ee ahaa in haweenku helaan 30% ay weli hoosayso ka qaybgalka haweenka ee go’aannada siyaaseed. Waxay intaas ku dareen inay dhiirrigelina yaan inay haweeenku si buuxda oo siman u yee shaan matalaad.

Waxay xuseen in haweenka haya mansabka siyaasadeed ay la kulmaan cabsigelin, hagarda amo iyo qalalaase.

Waxay sheegeen in doorashadii Sacdiya Yaa siin Ha aji Samatar ee guddoomiye ku xigeenka Aqalka Ho ose ee Baarlamaanka oo noqotay haweenaydii ugu horraysay ee xilkaasi qabata ay ahayd guul la am maano, waxayse ku baaqeen in hanjbadaadaha ka dhanka ah ay joogsadaan, meeshii lagama marm aanka ahna la qaado tallaabooyin lagu ilaalinayo.

Hay'adda ICRC oo sheegtay inay 150 qof ku dhin teen dagaalladii ka dhacay magaalada Laasca anood

Hay'adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa sheegtay in iskahorimaadka dhex maray ciidamada ammaanka Somaliland iyo kuwa SSC ay ku dhinteen 150 qof ayna ku dhaawacmeen in ka badan 600 oo kale tan iyo 6-dii Feberaayo.

Jurg Eglin, oo ah madaxa ergada ICRC ee Sooma aliya, ayaa ku baaqay in si degdeg ah oo aan caqabad lahayn loo gaarsiiyo gargaar bini'aadantinimo dhibanayaasha. "Dadka ku nool Laascaanood waxay si deg-deg ah ugu baahan yihiin gargaar bini'aadantinimo, waxaana ku dadaalaynaa sida ugu dhaqsaha badan inaan u gaarsiinno," ayuu Eglin ku yiri, isagoo xusay in khilaafka siyaasadeed uusan marnaba hor-istaagi doonin badbaadinta nolo sha.

Hay’adda samafalka ayaa sheegtay in kumannaan ka mid ah dadkii ku waxyeeloobay iska horimaadyada ay la kulmeen xaalado adag kaddib markii ay ka carareen guryahoodii.

Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga, UNHCR, ayaa sheegtay in in ka badan 60,000 oo Soomaali ah, oo u badan haween iyo carruur, ay u qaxeen gobolka Soomaalida Itoobiya dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay ka dib iskahorimaadyada.

Eglin wuxuu sheegay in ICRC oo ay weheliso Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) ay taageero siinaysay isbitaallada maxalliga ah si loo daadgureeyo loona daweeyo dhaawacyada.

Qaramada Midoobay oo warbixin kasoo saartay dagaalka Laas-Caanood

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in tob annaan kun oo rayid ah oo ka barakacay Jam huuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday Madaxb annaanida ee Somaliland ay ka gudbeen xadka loogu tallaabo dhinaca Itoobiya ka dib markii uu bilowday dagaalka u dhaxeeya ciidamada So maliland iyo maleeshiyaad maxalli ah.

Tirada dadka ka barakacay M/Laas-Caan ood ee gaaray deegaanka Doole ee dalka Itoo biya ayaa laga yaabaa in ay gaari karto ilaa 80, 000 oo qof, sida ay sheegtay hay’adda arri maha qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoob ay ee UNHCR.

Inta badan dadka halkaas u qaxay waa carr uur, dumar, haween uur leh iyo hooyooyin naas nuujinaya ilmahooda. Hay’adda ayaa sheegtay in qaar ka mid ah dadkan ay kasoo tageen qoy saskooda.

Isbuucii lasoo dhaafay ayey Qaramada Mid oobay sheegtay in dad lagu qiyaasay 1,000 qof ay maalin walba u tallaabayeen dhinaca Itoobi ya tan iyo markii uu dagaalku bilowday.

Arrintan ayaa sare u qaadday baahida gar gaarka bani’aadannimo ee ka jirta deegaan nada lagu martigeliyay dadka barakacay oo mar kii horeba ka mid ahaa meelaha ay saameynta ugu ba’an ku yeelatay abaarta ku dhufatay Bar iga Africa, maadaama aysan di’in roobabkii xilliyada sanadka.

Intaas waxaa sii dheer in dad ka badan 180 ,000 oo qof la aamisan yahay iney ku barak aceen gudaha ayna daggan yihiin 66 xero qax ooti oo ku yaalla Somaliland.

Dagaalka Laas Caanood oo socday labadii isbuuc ee lasoo dhaafay ayaa sababay dhima shada in ka badan 100 qof iyo dhaawaca tiro ka le, sida ay dhakhaatiir maxalli ah u sheegeen BBC-da.

WAXAY ISKU CALFAN WAAYEEN YARAANTOODII BALSE 31 SANO KA DIB AYAY SI LA YAAB LEH ISKU HELEEN

KATE IYO GUENTHER BAER

XIGASHADA SAWIRKA,FAMILY HANDOUT

Qoraalka sawirka,

Kate iyo Guenther Baer waxay is guursadeen sannadkii 2021

Lamaane dib u laba unkay jaceylkoodii qa byoobay 31 sano ka hor, oo aqal galay si ay mar kale u wadaa gaan noloshii ay doonayeen.

Kate Pymm oo ka soo jeedda magaalada Guisboro ugh ee dalka Ingiriiska iyo Guenther Baer oo u dhashay Jarmalka waxay ahaayeen 17 iyo 23 jir mar kii ay kulmeen iyagoo dalxiis ku jooga Devon sann adkii 1989kii.

Waxa ay isu qori jireen warqado jacayl muddo af ar sano ah, balse xidhiidhkaas ayaa lumay, waxaanu midkood walba geeska ka raacay noloshiisa, iyadoo labadooduba ay galeen guur ku dhammaan doona furriin.

Balse fursad kasoo baxday waraaqahoodii oo la helay ayaa hor seedday inay mar kale xiriirkoodii soo celiyaan dibna u laba unkaan jaceylkoodii.

Kate waxay booqasho ku tagtay Koonfurta Galbeed ee dalka Ingiriiska iyada iyo hooyadeed iyo saaxiibk eeda ugu dhowaa sannadku markuu ahaa 1989-kii.

Iyagoo dib u xasuusanaya kulankoodii ugu horeeyay, Kate, oo hadda 50 jir ah, ayaa tiri: "Waan xusuustaa aniga iyo hooyaday waxaan u tagnay cunta fudud oo aan ka cunno tuuladan quruxda badan, waxaan ga lnay baarka, waxaana arkay ninkan quruxda badan."

Guenther, oo hadda 57 jir ah, ayaa xilligaas safar ku joogay dalka Ingiriiska si uu u horumariyo xirfadd iisa luqadda.

Kadib markii uu ula ekaaday Magne Furuholmen oo ka tirsanaa kooxihii muusiga ee 1980-meeyadii ee ‘A-ha’ la odhan jiray, waxay u bilowday sheeko waxa yna ku ballameen inay mar kale kulmaan maalin ka dib.

"Waan wada sheekaysanay oo waanu is fahan nay laakiin waxa aanu haysanay maalin iyo badh ka hor inta aanan dib ugu laaban guryaheena," ayay tidhi.Kate iyo Guenther, sannadkii 1989

XIGASHADA SAWIRKA,FAMILY HANDOUT

Qoraalka sawirka,

Kate iyo Guenther waxay sannadkii 1989 ku kulm een Devon

Waxay is weydaarsadeen ciwaannada guryahooda waxayna halkaas kasii wadeen xiriirkooda muddo laba sano ah, iyaga oo dhambaallo isu diraya, wicit aan taleefan oo ”qaali ah” iyo booqasho mararka qa ar ah.

Balse Kate ayaa go’aansatay in Jaceylka aan la isla nooleyn uu yahay mid adag in la hanto waxayna xiriirkaas soo af jartay sannadkii 1991-kii.

”aad ayuu u adkaaday, qalbi jab ayuu noqday, laba dayaduba waan is jeclayn balse nasiib darro ani ga ayaa ku dhawaaqay soo af jaridda xiriirkayaga. Iima muuqan qaab aan kusii wadi karnay,” ayey tiri Kate.

Waxayse sii wadeen inay waraaqaha isasii weyda arsadaan tan iyo 1993-kii markaas oo ahayd waqtigii uu ku ekaaday xiriirkoodu.

Guenther wuu guursaday wuxuuna dhalay sad dex caruur ah, halka Kate ay bilowday ganacsi is qur xinta. Labadooduba lamaane kale ayey guursadeen, balse furrin ayuu ku dambeeyay.

Kate iyo Guenther

XIGASHADA SAWIRKA,FAMILY HANDOUT

Qoraalka sawirka,

Waxay lamaanuhu hadda u guurayaan Bavaria

Intaas ka dib, sannadkii 2020, badhtamaha bandoo gii labaad ee covid19 lagusoo rogay dalka Ingiriiska, calfka ayaa mar kale soo booqday.

Mar ay raadinaysay sharraxaadda iyo qurxinta guriga ciiddii masiiciga, ayey Kate qoftay sanduuqe eda ay ku jireen dhambaallada jaceylkeedii hore u soo diri jiray. Dhammaantood way haysay.

"Waxay ku jireen sanduuqii ugu horreeyay ee aan helo," ayay tidhi. "Waraaqihii waan la soo baxay, qolkii hurdada ayaan u dhaqaaqay, dhammaantood na waan habeeyey anigoo isugu addiyey siday u kala taariikhaysnaayeen, hor iyo gadaal ayaan uga akhri yey.

"Runtii waxa ay ahayd toddobaad dhamaad qiiro leh waxaanu iisoo celiyay xasuus."

Dhowrka toddobaad ee soo socda, Kate waxay ku qaadatay maalin kasta inay ka fikirto Guenther. Waxayna ka war haynin in siddeeddii sano ee u dam beysay uu asna ka fikirayey iyada.

Kate waxa ay go'aansatay in ay hesho ciwaanka Guenther waxayna u qortay waraaq, balse waxa ay qirtay "in ay muddo qaadatay in ay hesho isaga" sab abtoo ah "ma uu isticmaalo baraha bulshada".

"Maalintii aan helay warqadeeda, aad baan u am akaagay, isla markii aan helay warqada waxay no qotay inaan taleefoonka qabsado oo aan waco, runtii kedis ayey igu noqotay aad ayaana ugu farxay" ayuu yiri Guenther.

Lamaanaha ayaa ugu dambeyntii kulmay bishii Ja naayo sannadkii 2021 ka dib markii ay wada had layeen maalin kasta tan iyo markii la soo wacay tal eefankaas, oo Kate si cad u xasuusato in uu waqtigu ahaa 12:36 ee 22 -ka bishii Noofambar ee san nadkaas.

Waxay tiri: "Dhab ahaantii waan jeclaa isaga, wa xay ahayd wax aan caadi ahayn, waxay ahayd mid dabiici ah waxaanan doonayay inaan u sheego inaan jeclahay isaga."

Waxay ku aqal galeen gobolka Bavaria ee dalka Jarmalka bishii Diseembar ee 2021.

Toddobaadkan, Kate waxay isku diyaarinaysaa inay ka tagto Teesside si ay ugu dambeyntii noloshe eda ula bilowdo Guenther oo Jarmalka deggan.

Guenther wuxuu yiri: "Waa inaan sheego inaanan si aan uga mahad celiyo waxa samaysay, oo ah in ay warqad ii soo qorto."

Waxay tiri: "Qeyb iga mid ah waxaad inay sugays ay 31 sano, laakiin sidoo kale waxaa jiray waxyaabo badan oo nolosha aan kasoo marnay wakhtigaas, lab adeennaba waxaan qaadannay nolosheenna, Gu enther wuxuu helay saddex caruur ah, aniguna wax aan sameystay ganacsi weyn.

"Waxay ahayd mid adag, laakiin marka ay sax tah ay, waa sax, waana ogahay inay sax tahay." XIGASHO:BBC


SHURUUC ADAG OO LAGU SOO ROGAY DADKA TAHRIIB KA KU GALAYA MAREYKANKA

Mareykanka

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip