HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 16-KA FEBARAAYO 2023-KA

0
Thursday February 16, 2023 - 08:21:40 in Wararka by
  • Visits: 457
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 16-KA FEBARAAYO 2023-KA

    ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,

Kenya Oo Madaxweyne Xasan Kala Hadashay Kordhinta Qaadka La Keeno Soomaaliya

wasiirka Wasaaradda Beeraha ee dalka Kenya, ayaa qoraal uu bartiisa twitterka ku baahiyay ku she egay in kulan isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheikh Maxamuud ku dhexmaray magaa lada Rome ee dalka Talyaaniga uu kala hadlay kor dhinta dhoofinta khaatka ee la geeyo Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sidoo kale qora alka ku sheegay in labada dowl adood looga baahanyahay in ay meesha ka saaran caqabadaha ganacsi ee hor istaaga kobaca ganacsiga khaatka.

"Waxaan Shalay kulan wada tashi ah kula yee shay Madaxweynaha Jamhuuriyad da Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Max amuud oo ka qayb galay shirka 46-aad ee Golaha Maamulka Horum rinta Beeraha Adduunka (IFAD). Waxaana hiigsaney naa in aan kordhino dhoofinta khaatka ee loo dhoo fiyo Soomaaliya iyo dalalka kale, sidoo kalana aan meesha ka saarno caqabadaha ganacsi ee hor istaaga kobaca warshadaha jaadka.” Ayuu ku yiri qoraalkiisa.

Dowladii hore ee Farmaajo oo mamnuucday qa adka Kenta ayaa horseedday in suuqa maalinlaha ah ee qaadka dalkaasi uu lumiyo in ka badan 50 tan oo qaad ah oo markaas lagu qiimeeyay in ka badan 20 milyan oo shilinka Kenya ah oo y dhiganta ku dhowaad 200 oo kun doolar.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamse

Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye oo ka shaqeyn doona sidii ay u muujin lahaayeen taageera da shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin walaalahooda Turkiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka So omaaliya Mudane Xa mse Cabdi Barre ayaa maga caabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye oo ka shaq eyn doona sidii ay u muujin lahaayeen taageerada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin walaalahooda Turkiga.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo garoowsan sida Turkigu ay ugu soo gurmadeen shacabka iyo dowladda So omaaliyeed xilligii adkaa ayaa go’aamiyey in Shalay aysan ka harin dowladda iyo Shacabka Soomaali yeed garab istaagga caalamiga ee loo fidinayo dalka Turkiga oo ay ku habsatay musiibo ballaaran.

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa markii uu la tashaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu xubnaha hoos ku xusan u magacaabay in ay isku xiraan, kana shaqee yaan gurmadka Soomaaliya ay u direyso Turkiga.

1. Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka — Mudane Xasan Macallin Maxamuud

2. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta — Mudane Axmed Macallin Fiqi

3. Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare — Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir

4. Sheekh Bashiir Axmed Salaad

5. Sheekh Cabdulqaadir Soomow

6. Suldaan Cabdiqani Qorane

7. Cumar Xasan Maxamed

8. Axmed Maxamuud Yuusuf

9. Axmed Shirwac Maxamed

10. Duniya Maxamed Cali

11. Prof. Xuseen limaan

Soomaaliya oo ka qayb galaysa Shirka sanadlaha ah ee Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac ( Huruuse) ayaa xar unta Midowga Afrika ee Addis Ababa uga qayb-galay furit aanka shirka sanad-laha ah ee Midowga Afrika, heerkiisa wasiirrada arrimaha dibedda oo sanadkan looga hadli doono dardar gelin ta iskaashiga dhaqaale ee Afrika iyo fududaynta gan acsiga ka dhexeeya dalalka qaaradda Afrika.

Shirkan oo hordhac u Ah mid ka Madaxweynayaa sha Qaaradda oo 18-ka bishan ka furmaya magaalada Addis Ababa ayaa sanadkan loogu tartami doonaa hoggaanka gu ddiyada kala duwan ee qaarad da, wax ayna Soomaaliya rajo weyn ka qabtaa in ay ku guul eeysato hoggaanka mid ka mid ah guddiyada ugu muhiimsan qaaradda.

DF Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in la dilay 200 oo Shabaab ah

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Daa’uud Aweys oo Shalay shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka warbixiyay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan ammaanka iyo dagaalka Al-Shabaab.Daa’uud Aweys ayaa shirk iisa jaraa’id kusoo bandhi gay guulaha la ga gaaray how lgalladii u da mbeeyey ee todobaadkii la soo dhaafay ka dhacay gobol lada dalka.

Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dowl adda iyo kuwa deegaanka ay guullo ka gaareen dag aalka Al-Shabaab, isla-markaana ay kula wareeg een deegaano horleh.

Afar maamul goboleed ayuu sheegay in howlg allada laga sameeyey, kuwaas oo kala ah Jubba land, Koonfur Galbeed, HirShabelle iyo Galmudug.

Sidoo kale wuxuu xaqiijiyay in howlgalladaas lagu dilay in ka badan 200 oo ka tirsanaa kooxda Al-Sha baab, sida uu hadalka u dhigay.

"Guud ahaan howlgallada waddanka ka dhacay todobaadkii lasoo dhaafay waxaa Khawaarijta looga dilay in ka badan 200 oo qof,” ayuu yiri wasiirku.

Waxa kale oo uu intaasi ku daray inay xoojinayaan digniinta kasoo baxday hay’adda NISA, oo horay u shaacisay inay ka war heyso in Al-Shabaab ay gan acsatada ugu yeertay gobolka Shabeelaha Hoose, isaga oo shaaca ka qaaday in ganacsatada ay uga digayaan arrintaasi

Dhanka kale waxa uu soo hadal qaaday amniga magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in xukuu madda Soomaaliya oo ka duuleysa adkeynta amniga uu ra’iisul wasaaraha la shiray guddoonka sare ee go bolka Banaadir, isla-markaana uu faray in wax laga bedalo amniga.

Ugu dambeyn wuxuu ka hadlay safarka madaxwe yne Xasan Sheekh Maxamuud ee dalka Talyaaniga, isaga oo hoosta ka xariiqay inuu ku soo dhammaa day si guul ah, isla-markaana uu wadahadallo lasoo yeeshay madaxweynaha iyo sidoo kale ra’iisul was aaraha wadankaas.

Mooshinka Laascaanood oo loo gudbi yay Aqal ka Sare

Senatorada ka soo jeeda gobolka Sool ayaa Dorr aad guddoonka Golaha Aqalka Sare u gudbiyay mo oshin la xiriira xaaladda ka taagan gobolkaasi, gaar ahaan magaalada Laascaanood.

Guddoomiye ku-xige en ka koowaad ee Golaha Aqalka Sare ayaa kalfadhi gii Dorraad ka sheegay in mooshinkaas ay qabteen, balse ay dib u dhigayaan kadib codsi laga daba keenay, sida uu sheegay. "Waxa jira mooshin ay keeneen Senatorada arrin ta Sool iyo Laascaanood ku saabsan, mooshinkaas waa qabanay laakiin codsi ayaa ka daba-yimid oo ah in dib loo dhigo markaa dib ayaa u dhignay,” ayuu yiri Guddoomiye Cali Shacbaan.

Waxa uu intaas kusii daray "Marka uu xiligiisa soo dhameysto ee nidaamkiisa uu soo dhameysto ay aa isagana dib idinka soo wadaageyna. Wixii idinka noo qaadan ayaa sharci ah, anaga shraci ayaa ku shaqeynayna nidaam ayaa raaceyna gole ayaa nahay.”

Mooshinkan laga gudbiyay xaaladda ka taagan maga alada Laascaanood iyo guud ahaan gobolka Sool ayaa imanaya, xilli uu sii xoogeystay dagaalka u dha xeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa kale ee deegaanka.

Labada dhinac ayaa Habeen hore ku dagaalam ay gudaha magaalada Laascaanood, kaasi oo daga alka uu billowday abaare sideedii habeeni mo, ayada oo lasoo wariyay inay barbar socotay duqeyn xoog an, gaar ahaan madaafiic lagu garaacay gudaha magaaladaasi.

Kooxaha gurmadka deg-dega ah ayaa sheegay in dad kooban ay waxyeelo kasoo gaartay dagaalka Habeen hore ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, wallow aan illaa hadda si rasmi ah loo xaqiijin baaxada khasaaraha dagaalka asi.

Arrimahaan ayaa kusoo beegmaya, ayada oo ay burburtay xabad joojintii ay dhawaan ku dhawaaqday Somaliland, maadaama uu weli dagaalka halkiisa ka socdo, uuna galay maalintii 9-aad.

Labada dhinac ayaa dhowr jeer hore u sheegay in mid kasta uu diyaar u yahay in dagaalka la joojiyo, balse ma noqon mid hirgasha, waxayna noqotay keliya mid ku kooban afka baarkiisa.

Xigasho:-Caasimadda.Net

Ra’iisal wasaare Xamsa iyo safiirka Sweden oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shal ay xafiis kiisa ku qaabilay Safii rka dalka Sweden u fadhiya So omaaliya, Per Lindgärde.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dalka iyo muhiimadda ay leedahay horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga oo tiir u ah horumar waara.

Wafdi ka socda Hay’adda UNHCR oo gaaray degmada Cadaado

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay hogg aamineyso Madaxa UNHCR ee Galmudug iyo Pun tland Monique Rudacog ora ayaa Shalay gaaaray degmada Cadaado, halkaas oo ay kula kulmeen maamulka degmadaas.

Guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye War same iyo wafdiga ka socda Qaramada Midoobay ayaa ka wada hadlay sidii gurmad iyo qorshaha xalka waara loo gaarsiin lahaa barak acayaasha ku nool Cadaado.

Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa wafdiga ka soc day Qaramada Midoobay la wadaagay xaaladda bar akacayaasha,kuwaas oo isugu jira qaar xilliyo hore Cadaado soo gaaray iyo kuwa dhawaan ku barak acay colaadaha iyo abaaraha ka jira qaybo ka mid ah Galmudug.

Wafdiga ayaa kormeeray dhul loo qorsheeyey in loo dhiso Barakacayaasha. Guddoomiyaha iyo wafdi ga UN-ka ayaa isla gartay in la dardar geliyo mashaa riicda samafalka ah ee ka socda Cadaado, iyadoo diiradda la saarayo qorshe wax ku ool ah oo xal waara looga gaarayo dhibaatooyinka haysta bara kacayaasha.Ugu dambeyntii, Monique Rudacogora, ayaa she egtay in hay’adaha Qaramada Midoobay iyo NGO-yada la hawlgalla ay ka warqabaan in ay kordheen tirada dadka ku barakacay mushkiladaha colaadaha iyo abaaraha, ayna hawlahooda samafa lka xoojina yaan, iyaga oo ka duulaya waxa

ay Shalay indhah ooda ku soo arkeen.

Xubin katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada dowladda

Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ee ku sugan degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa wa xaa isku soo dhiibay mid ka mid ah Dhalinyarada ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

Maxamed

Deq Cabdullaahi Maxam ed (Carab) oo mudd o Sa ddex sano ah ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa iska soo dhii bay degmada xarardheere ee gobolka mudug, iyada oo Saraakiisha Ciidamada ay siweyn u soo dhaw eeyeen.

Maxamed oo la hadlay Warbaahinta waxaa uu sheegay in sababta uu uga soo tegay Al-Shabaab ay tahay inay dhibaato kuhayaan Shacabka, waxaana uu ugu baaqay Dhalinyarada kale inay isaga soo bax aan.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ay laba jibaareen howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, iyaga oo degaano dhowr ah oo katirsan Gobolka Mudug kala wareegay Al-Shabaab.

Koox Hubeysan oo Muwaadin Soomaa liyeed ku dilay Dalka mareykanka

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil Muwaadin Soomaaliyeed loogu gaystay dalka Mareykanka, waxaaan dilkaasi ka dambeeyay sida la sheegay Tuugo hubaysan.

Dilka ayaa ka dhacay magaalada Arlington ee carriga Maraykanka, wa xaana Muwaadinka Soomaaliyeed ee la toogtay lagu Magacaabi jiray Cabdiaadir Maxamuud Faarax loona garan ogaa Idiro.

Marxuumka oo ahaa 36 jir ayaa ku baxay gacan ta tuug doonaysay in ay ka dhacaan gaarigiisa, xilli uu marayey meel hoygiisa u dhow, waxaana dabley da soo weearatay ay ku fureen rasaas, raasi oo keen tay inuu isla goobtii ku geeriyoodo marxuumku.

Booliska Maraykanka ayaa sheegay in ay ku raad joogaan kooxdii dilka geysatay kuwaas oo bilo ka horna qof Caddaana u geystay dil kaan la mida.

Edna Aadan oo dafirtay warkeedii ahaa in Laasca anood la dumiyo, kaddibna dib loo dhiso. (Daawo dood kulul)

Edna Aadan Ismaaciil oo ah qofka haatan wada hadallada DF Somalia iyo Somaliland ugu qaybsan

nidaamka Hargaysa, ayaa dafirtay war ay horay u sheegtay oo u ekaa mid ay ku baaqayso in la duqeeyo oo la burburiyo Laascaanood si ”dib loogu dhiso magaalo ka qurux ba dan.” ”Haddii la dumiyo mid kasii qurux badan ba annu dhisanaynaa,” ayay xilligaa tiri Edna.Halkan hoose ka DAAWO muuqaalkii hore.

10 BIL KA DIB MAXAA U QABSOOMAY XILDHIBAANNA DA GOLAHA SHACABKA BFS?

Shalay oo kale 10 Bil ka hor waxaa la dhaariyay Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Fe deraalka Soomaaliya, 14 May 2022-ka ayaa labada Aqal ee BFS la dhaariyay, munaasabad ka dhacday Magaalada Muqdisho. Haddaba 10 Bil ka dib maxaa u hirgalay Mudanayaasha Golaha Shacabka BFS:-

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa 27 May 2022 Afhayeenka Golaha Shacabka u doortay Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) taas oo ka dhigan muddada uu xilka jooga in ay tahay 9 Bil iyo 13 cesho.

Maalin ka dib Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa Gudd oomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BFS u do ortay Xildhibaan Sacdiyo Yaas iin Xaaji Samatar oo noqontay haweeneydii ugu horr eysay ee xilkaas loo doorta tan iyo markii dhibada loo taagay Dowlad Nimada Soomaaliya.

Isla maalintaa Xildhibaannada Golaha Shacabka Baa rlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa Guddoomi ye ku xigeenka labaad ee Golaha u doortay Xildhi baan Cabdullaahi Cumar Abshirow.

15 May 2022-ka Xildhibaannada labada Aqal ayaa Madaxweynaha 10aad ee JFS u doortay Mad axweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo noqday Mad axweynaha kaliya ee xilkaas qabta laba muddo xil eed, ka dib doorasho la’isla gaaray wareegay saddex aad, waxa uuna ka guuleysatay Madaxweynihii xilka kala wareegay 2017 Maxamed Cabdullaahi Farm aajo.

25 Jun 2022-ka Golaha Shacabka ayaa ansixiyay Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre, ka gad aal markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu ud uu magacaabay15 Juun 2022.

7 August 2022 mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa ansixiyay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Fed eraalka Soomaaliye, ka dib markii uu RW Xamsa uu Golaha horgeeyay.

Tan iyo markii la dhaariyay ka dib Xildhibaanna da Golaha Shacabka ayaa la horgeeyay 12 Hindise Sharciyeed iyo misaaniyadda Dowladda 2023-ka, oo ay u gudbisay Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xam se. Hindise Sharciyeedyada ay meel mariyeen Xildh ibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa ka mid ahaa Hindise Sharciyeedka Hay’adda Nabad Sugid da iyo Sirdoonka Qaranka.

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa markii ugu horreysay yeelenysa sharcigii u horr eeyay ee Hey’adda tan iyo dowladdii Kacaanka ee Hey’adda loogu yeeri jiray NSS, Agaasimaha NISA Mahad Salaad ayaa noqday agaasimihii u horreeyay ee Hey’adda soo mara oo sharci u sameeya, isla ma rkaana ay ansixiyaan Golaha Wasiirada iyo Golaha Shacabka ee BFS.

Darawal Mooto Bajaaj Oo Lagu Dilay Muqdisho Iyo Banaanbax Socda

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidanka Milatariga ay degmada Xamar Jajab ku dileen wiil dhalinyara ah oo watay Mooto Bajaaj

Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta gud aha u sheegay in ciidam adda dilka geystay oo laba askari oo Milatari ahaa ay wateen Mooto nooca loo yaqaano Vikon ee labada lugood ah, iyagoo dilka kadib ay goobta si nabad ah uga baxsadeen.

Wadayaasha kale ee Mooto Bajaajta ayaa ban aanbax culus ka sameeyay halka dilmla uu ka dhac ay, iyagoo laamaha amaanka ka dalbaday inuu cada alad helo wiilka dhalinyarada ah ee sida gardarada ah loo dilay.

Meydka marxuumka ayaa markii danbe la geey ay xarunta baarista dambiyada ee C.I.D, halkaasoo sawirran looga qaaday si baaritaano dheeraad ah loogu sameeyo.

Si kastaba, taliyaha booliska gobolka Banaadir ayaa dhawaan ku goodiyay in askarigii wax dila ee baxsada uu u xirmayo askarta kale ee ku sugan hal ka dilka uu ka dhacay hadeysan qabanin gacan ku dhiiglaha, balse amarkaasi ciidamadda muusan ka hor-istagain iney sii wadaan daadinta dhiiga.

Dagaal u dhexeeyo Al-Shabaab iyo ciidamada DF oo ka socdo HIIRAAN

Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ee bartam aha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in haatan uu ka socdo dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada do wladda, kuwa dadka deegaanka iyo xoogag hube ysan ee kooxda Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa in Shalay uu ka qarxay deegaanka Inji oo hoostaga degmada Jalal aqsi ee gobolka Hiiraan.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo shee gay in dagaalka ay qaadeen ciidamada dowladda iyo kuwa la magac baxay dib u xoreynta ee ka howlgala gobolkaas, kuwaas oo weerar ku qaaday xubno ka tirsan Shabaab oo doonayey inay ka gudbaan wabi ga Shabelle.

Saraakiil ka tirsan milariga Soomaaliya oo la ha dlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday inay hele en xogta xubnaha Al-Shabaab, kadibna ay sidaas ugu qaadeen weerarka.

Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen inay fashil iyeen qorshihii ay Al-Shabaab uga gudbayeen deeg aankaasi, si u tegaan dhinaca kale ee wabiga.

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxa ana lagu soo warramayaa labada dhinac ay is-wey daarsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in uu jiro khasaare lixaad leh oo kooxda Al-Shabaab lagu gaarsiiyay dag aalkan, maadaama iyaga oo aan fileyn lagu qaaday weerar gaadmo ah.

Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo bax ay dhinaca Al-Shabaab oo ku aadan dagaalkaa as weli ka socda duleedka degmada Jalalaqsi.

Hiiraan ayaa kamid ah gobollada uu haatan ka socdo howlgalka dib xoreynta, waana gobolkii ugu horree yay ee uu ka billowday kacdoonka looga soo horje edo Al-Shabaab

Yaa kusoo baxay kursigii u baneeyay ra’iisul wasaare Xamza?

Guddiga KMG ah ee doorashada kuraasta ka ba nnaan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Shalay magaallo xeebeedka Kismaayo ku qabtay doorasha da kursiga Hop#203, kaas oo uu horey u baneeyay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi.

Doorashada kursigan oo horay loo sii shaaci yay, kadib jadwal uu soo saaray guddiga ayaa wa xaa isku soo taagay illaa laba musharrax oo uu midkood tanaasulay.

Kursigab oo isha loogu hayey soo buuxintiisa ay aa waxaa ku soo baxay Xasan Hurry Ugaas, kadib markii uu u tanaasulay musharrax Cabdullaahi Max amed Cabdi oo la tartami ahaa.

Xasan Hurry oo kusoo baxay cod-gacantaag ah ayaa helay 88 cod, sida uu shaaca ka qaadau gudd iga KMG ah ee doorashada kuraasta ka banaan Golaha Shacabka.

"Wadarta Ergada soo xaadirtay ayaa ahayd 90. Codaynta Doorashada markii la gudogalay ayaa wax aa tanaasulay Cabdullaahi Maxamed Cabdi, sidaas na waxaa gacantaag loogu codeeyay Xasan Hurry Ugaas. 88 ayaa tiri HAA, hal qof wuu diiday, hal qof na wuu ka aamusay. Sidaas ayuu Xasan Hurre Uga as ku helay 88 cod oo kamid ah tirada ergada ee koo ramka fadhiday, kuna noqday Guulaystaha Kursiga tirsigiisu yahay GSH # 203” ayuu yiri guddigu.

Sidoo kale guddiga ayaa u hambalyeeyay xildhibaan ka cusub ee lasoo doortay, wuxuuna sidoo kale eeb be uga baryay inuu u fududeeyo mas’uuliyadda cus ub ee loo igmaday.

"Waxaan Xasan Eebbe uga baryaynaa inuu ku as turo xilka culus ee loo doortay,” ayaa markale lagu yiri qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada.

28-kii bishii December sanadkii 2021-kii ayaa kursiga an loo doortay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, Xamza ayaa saaxiib dhow la ahaa madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo awood badan ku dhex lahaa doorashadii xildhibaanada ee Kismaayo ka dhacday.

Maadaama uu hadda Xamza yahay Ra’iisul was aaraha dalka wuxuu baneeyey kursigaas oo dastuur ku uma ogolaanayo in R/Wasaare uu noqdo xubin baarlamaan, taas oo khasab ka dhigeysa in qof kale loo doorto kursigaas.

Kursiga uu baneeyey R/Wasaare Xamza Barre wuxuu noqonaya kursiga labaad ee dib loo soo do orto, waxaana ka horeeyay kii uu baneeyey Agaas imaha NISA Mahad Salaad oo bilowgii bishaan Feb raayo lagu doortay Dhuusamareeb, waxaana ku soo baxay Xildhibaan Ilyaas Sheekh Axmed.


Al shabaab oo dad isku qoys ah ku dilay Gobolka Hiiraan

{HMC}Xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa Habeen hore weerar ku qaaday deegaanka Eji oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, weerarkaasi waxaa ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo dhawac ah.

Weerarkaasi oo Habeen hore dhacay waxaa ku dhintay dad isku qoys ah sida ay dadka deegaanka Warbaahinta Hiir aanweyn usheegeyn.Cabdullaahi Macoow iyo labo Caruur ah uu dhalay oo ka yar da’da 10 sano ayaa ku dhintay Weerarka.

Deegaanka Eji waxaa oo 30kmt Koofur ka xigo degmada Jalalalaqsi waxaa gaaray manta Ciidamo uu hogaaminayey Gudoomiyaha degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan waxaana ay halkaasi ka bilaab eyn howlgalo amaanka Lagu xaqiijinayo.

Al-shabaabka weerarka Habeen hore ku qaaday Deeg aanka Eji ayaa kasoo gudbay wabiga shabe elle, sida ay dadka Deegaanka ay sheegeyn.

Galmudug oo shaacisay in 75-ka tirsan argagi xisada lagu dilay dagaal Culus oo ka dhacay Koonfurta gobolka Mudug

Wasaaradda amniga Galmudug ayaa sheegtay in ka badan 75-maleeshiyad ka tirsan kooxda Khawaar ijta lagu dilay weerar xo oggan oo ay ciidamada xooggan, kuwa Daraawi ishta Galmudug iyo ku wa xaq u dirirka deega anka ay ku qaadeen dee gaanka Qeycad ee Koonfurta gobolka Mudug, halka as oo ay kooxda Khawaarijtu ku dhuumaaleysana yeen.

Dagaal culus iyo duqeymo halkaas ka dhacay ayaa laga jabiyay Khawaarijta, waxayna ciidamada uga furteen hub aad u fara badan, wuxuuna meydad kooda daadsan yahay goobta uu howlgalka ka dhacay.

Ciidamada huwanta ah ayaa horumar iyo guulo waa weyn ka sameynaya howlgallada Koonfur gobol ka Mudug, kuwaas oo lagu soo afjarayo Khawaarijta farxadka ah ee ku dhuumaaleysanaya howdka.

Maamulka Galmudug ayaa u mahad-celiyay saaxiibada caalamiga ah oo gacan weyn ka geystay jabinta Khawaarijta

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dha cay Puntland iyo Shabaab oo sheegatay

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Shalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kaas oo waxyeelo u gey stay dad isugu jira askar iyo shacab.

Mas’uuliyadda qaraxan waxaa sheegatay kooxda Al-Shabaab, wuxuuna qaraxu ka dhacay goob maq aayad ah, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday qarax aas, halka shan askari iyo laba qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen, sida ay goobjoogayaashu noo xaq iijiyeen.

Qofka ku geeriyooday qaraxaas ayaa ahaa hawe eneydii maqaayadda laheyd, halkaas waxaa ku sug naa askar badan, waxaana dhaawacmay ugu yaraan shan askari oo ciidanka Puntland ka tirsan iyo laba qof oo shacab ah.

Qaraxa ayaa la sheegay lagu sii diyaariyey maqa ayadda, saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka ayaa sheegay in isla maqaayadaas gudaheeda Shalay laga soo saaray qarax kale.

Qaraxa laga soo saaray maqaayadda ayaa ku aasnaa dhulka, balse midka qarxay ee khasaaraha geystay ayaa lagu diyaariyey meel kore, taasi waxay sababtay in la arki waayo intii uu baaritaanku socday oo markii dambe ay miinadaasi dadka ku qaraxdo.

Saqafka kore ee maqaayadda ayaa la saaray qar axa, wuxuuna galaaftay nolosha haweeneydii maqa ayadda laheyd, iyadoo todoba qof oo kale oo shan askar tahay lagu dabiibayo goobaha caafimaadka ee magaalada Boosaaso.

Sida ay noo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah, maqaayadda la qarxiyey ayaa waxaa aad u fariisa jir ay oo Shaaha ka cabi jiray ciidamada ammaanka Pu ntland oo meel u dhow maqaayadda saldhig ku leh.

Xabad joojinta Somaliland fursad ma u noqon doonta xalka xiisadda Laascaanood

Xukuumadda Somaliland ayaa markale ka had ashay xabad-joojinta ay kal hore ku dhawaaqday, ta asi oo aan illaa hadda dhaqan-gelin, ayada oo dagaa lka uu galay maalintii 9-aad.

Wasiirka arrimaha dibbada Somaliland Mudane Ciise Kayd Maxamuud oo ka hadlay arrintaan ayaa sheegay in xabad-joojinta Somaliland ay xal u horse edi doonto xaaladda ka taagan magaalada Laasc aanood ee gobolka Sool.

Waxa uu sheegay in ka xukuumadd ahaan ay rejo ka qabaan in xabad-joojinta ay dhawaan ku dha waaqday ay suurta-galin doonto in colaada Laascaa nood lagu dhameeyo miiska wada-hadalka.

"Dowladda Somaliland waxay ku dhawaaqday xabad joojin shuruud la’aan ah, waxaan aaminsana hay tani in ay fursad siin doonto wada-hadal, dadka reer Somaliland marka waxay helaan wado ay ku xal iyaan khilaaf-kooda xasarad la’aan, waana dhaqan-kayaga,” ayuu yiri Wasiirka arrimaha dibadda Somal iland.

Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu xusay in Som aliland ay markasta hesho wado ay arrimaheeda ku xalisato, islamarkaana xiisadda colaadeed ee ka ta agan Laascaanood ay ku dambeyn doonto wada-ha dal iyo in wixii khilaaf ah jira la dhameyn doono, sida uu sheegay.

"Umadina kama badbaadi karto dhibaatooyinka adduunka, waana qayb kamid ah sunaha nolosha, lakiin dadka reer Somaliland waa dad adkaysi leh oo ka gudbi doona dhibaatooyinka.”

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland ayaa ugu dambeyntiina waxa uu shacabka reer Somaliland usoo jeediyay in ay u midoobaan in xalka nabad lagu raadiyo.

Somaliland ayaa weli ku adkeysanaysa in uusan waxba iska badalin go’aankeedii xabad-joojinta, taasi oo ay ku gacan sayreen Isimida Laascaanood ku sug an oo iyagu ku xiray dhaqan-galkiisa in ciidamada Somaliland ka baxaan magaalada.

Xabad-joojinta Somaliland ayaa weli waxba ka ta rin dagaalka socda, balse xukuumadda Somaliland ayaa qabta in go’aankeedan ugu dambeyn uu xal u noqon doono xiisadda colaadeed ee ka taagan mag aalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Beesha caalamka oo war cusub kasoo saartay dagaalka Laascaanood

Wakiilada beesha caalamka ee fadhigooda yahay M/Muqdisho ayaa markale war cusub kasoo saaray dagaalka weli ka socda gudaha magaalada Laascaa nood ee u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka.

Beesha caalamka ayaa shaaca ka qaaday in ay si xoogleh u cambaare yneyso sii socoshada da gaalka Laascaanood, ka as oo sababay dhimasho, dhaawac iyo sidoo kale burbur xoogan.

"Saaxiibada beesha caalamka ayaa si adag u cam baareeyeen rabshadaha sii socda ee magaalada La ascaanood waxayna walaac xooggan ka muujiyeen wararka la xiriira abaabulka kooxaha hubaysan,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Sidoo kale beesha caalamka ayaa qoraalkeeda walaac uga muujisay duqeymaha ka socda magaa lada Laascaanood, kuwaas oo ay waxyeello kasoo gaareen dadka rayidka ah.

"Waxaan aad uga walaacsanahay duqeynta loo geystay kaabayaasha dhaqaalaha ee rayidka, taasoo sababtay waxyeello iyo barakac baahsan. Waa in si degdeg ah loo joojiyo weerarada ka dhanka ah dad ka rayidka ah,” ayaa markale lagu yiri warka qoraalka ah.

Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa markale ku celiya baaqooda ah in la joojiyo dag aalka, wax welibana lagu dhammeeyo miiska wada-hadalka.

Ugu dambeyn xubnaha beesha caalamka ayaa dalbaday in labada dhinac aysan hor istaagin gurm adka loo fidinayo dadka shacabka ah ee ka ka bara kacay Laascaanood.

"Waxaan ku boorinaynaa dhammaan dhinacyadu inay u hoggaansamaan xabbad joojinta, is xakamee yaan, oo ay galaan wada hadal wax dhisaya si loo he lo waddo lagu gaaro xal nabadeed. Waxaan ku celi naynaa baaqeenna ah in gargaar bani’aadanimo oo aan la hor istaagin si deg deg wax looga qabto baah iyaha dadka barakacay ee ay saameeyeen rabshada ha socda,” ayaa lagu soo gabagabeeyay war-saxaa fadeedka beesha caalamka.

War-saxaafadeedka beesha caalamka ayaa wax aa si wada-jir ah usoo saaray: Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Belgium, Canada, Denmark, Jabuuti, Midowga Yurub (EU), Ito obiya, Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Gobole edka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Kenya, Boq ortooyada Sacuudi Carabiya, Holand, Norway, Ur urka Iskaashiga Dalalka Islaamka (OIC), Ruushka, Suudaan, Iswiidhan, Iswisarland, Turkiga, Uganda, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka iyo Qaramada Midoobay.

Xukuumada Somaliland oo sheegtay in bahda dhaqanka u xil saartay xalinta colaada Laascaanood

Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay bahda dhaqanka Somaliland u xilsaartay in ay la hadlaan garaadada Laasca anood ku sugan, si xal loogu helo colaada ka taagan mag aalada.

Kadib shir uu madaxweyne Biixi Dorraad la yeeshay odayaasha dhaqanka Som aliland, waxa laysla qaatay in isimada dhaqanka So maliland ay tagaan gobolka Sool, oo ay la hadlaan is imada dhaqanka

ee Laascaanood ku sugan, sida Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ism aaciil Saylici shaaciyay.

"Dhibta Sool taalaa way dhamaanaysa, shaydaan ayaa ka adeegay, anagu hadaanu xukuumadii nahay na waxaanu dirnay dhaqankii Somaliland, oo u taga ya walaalahooda garaadada Somaliland ee reer Laascaanood" ayuu yidhi Saylici.

Madaxweyne ku xigeenku waxa uu sheegay in isi mada dhaqanku ay Sool u tagi doonaan ergo ahaan, waxaanu garaadada reer Sool ka codsaday in ay ogo laadaan ergada oo ay usoo fadhiistaa, isla markaana dhibaato kasta oo jirta laga wadahadlo.

Xukuumada Somaliland ayaa dhawaan ku dhawa aqday xabad joojin, waxayna sheegtay in ay rabto in colaada Laascaanood lagu dhameeyo si nabada, ma daxweynaha ayaana shirar la qaatay xisbiyada muca aradka, ururada iyo bahda dhaqanka kuwaasi oo kul igood taageeray in khilaafka lagu xaliyo hab nabada.

Isimada dhaqanka ee Laascaanood ku sugan ayaa dhankoodu sheegay in ay doonayaan in xabada la joojiyo lakiin marka hore ciidanka Somaliland maga alada laga fogeeyo, isla markaana xabad joojinta aya an ilaa hada fulin.


QM oo digniin cusub kasoo saartay Soomaaliya

Qaramada Midoobay ayaa markale ka digtay Macaluul ka dilaaci karta gudaha Soomaaliya laga billaabo bisha April illaa June ee sanadkaan.

Waxa kale oo ay ku celisay baaqa deeq 2.6 bilyan oo dollar ah si loogu caawiyo 8 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya, iyada oo sheegtay i dalka uu mar kale qarka u saaran yahay macaluul.

Isku-duwaha xafiiska gar-gaar ka bini’aadantinimo ee QM ee So omaaliya, Adam Abdelmoula ayaa abaarta hadda ka jirta Soomaaliya ku tilmaamay mid aan horay loo arag.

"Macaluul waa suurto-galnimo xooggan laga bil aabo April illaa June ee sannadkan, iyo dabcan wixii ka dambeeya, haddii gar-gaarka bani’aadam nimo aan la joogteyn iyo haddii roobabka bilahaas (April illaa June) ay hoos u dhacaan sida hadda la saadaal iyay,” ayuu yiri Adam Abdelmoula.

Adam Abdelmoula wuxuu sheegay in 3.8 milyan oo qof oo dalka ku nool ay ku barakaceen gudaha da lka, taasi oo uga sii daraysa helista adeegyada aasa asiga ah ee hore u koobnaa. Sidoo kale waxa uu she egay in ka badan 700,000 oo qof la filayo inay la kulmaan gaajo daran.

Qorshaha waxqabadka bini’aadantinimo ee Soo maaliya ee 2023, oo ay daaha ka rogeen todobaadkii hore QM, saaxiibadeeda bini’aadamnimada iyo dawl adda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah aa baaqa 2.6 bilyan oo dollar oo deeq ah.

Deeqdan lacageed ayaa waxaa la sheegay in la gu caawinayo in ka badan 8 milyan oo qof, oo lasoo wariyay inay si aad ah ugu baahan yihiin gar-gaar ay ku noolaadaan.

Arrimahan ayaa imanaya, iyada oo saadaalintu ay haddaba muujineyso in xilli roobaadka gu-gana uu noqdo mid hooseeya, taasi oo uga sii dareysa xaala da taagan.

Madaxweyne Mustafe Cagjar " DDS waxay si buuxda u diideen fikirka Al Shabaab"

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo soo xidhay Kal-fadhigii 4aad golihi isa lixaad ee Xildhibaannada degaanka Soomaalida oo maalmihii u dambeeyay kasocday magaalada Jig jiga, ayaa Madaxweynuhu waxa uu warbixin buuxda ka siiyay xildhibaannada warbixinta waxqabadka xu kuumadda ee lexdii bilood ee lasoo dhaafay.

Madaxweynaha ayaa ugu horreyn xusay in degaanka Soomaalida lexdii bilood ee lasoo dhaafay wax badan laga qabtay dhinaca sugidda amniga, iyadoo dhinaca la dagaallanka kooxda Al Shabaab guulo waawayn laga gaarey, waa siduu hadalka u dhigay Madaxweynuhu.

"Shacabku waxay si buuxda u diideen fikirka Al Shabaab, waxay dhiiggooda iyo xoolahooda u hure en difaacidda dhulkooda, haddana waxaa lasii wad aa feejignaanta iskudayada Al Shabaab, si looga hort ago hagardaamooyinka kooxda Al Shabaab, iyadoo lagu guulaystay in la xakameeyo dhibaatooyinkooda oo ay iyaga ku ekaato", ayuu yiri Madaxweynaha do wlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar.

Dhinaca galbeedka gobolka Siti ee degaanka Soomaalida Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay sugan tahay amniga shacabka deggan aaggaas, wa xa intaa kasoo hadhayna uu yahay dacaayadaha ba raha bulshada la dhex wado, waa siduu hadalka u dhigay Madaxweyne Mustafe Cagjar.

Dhanka arrimaha Cadaaladda, isla xisaabtanka dowladda, Dakhliga iyo dhammaystirka mashaariic aha hormarineed oo dhammaantood galdaloolooyin ay ka jireen Madaxweynuhu waxa uu sheegay in iyag ana la saxayo.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha ayaa xusay in dha mmaan waxqabadka xukuumadda ee bilihii lasoo dhaafay aan la odhan karin boqolkiiba boqol waa la qabtay ama way dhammaystirmeen, balse waxa uu sheegay in isbaddel fiican uu jiro marka la eego me eshii laga soo bilaabay iyo hadda halka la marayo, waa siduu hadalka u dhigay Madaxweyne Mustafe Cagjar.

Gabagabadii Kalfadhigan ayaa waxay xildhibaan nadu ansixiyeen guddi ka kooban 7 xubnood oo ka shaqayn doona ururinta tacaddiyadii degaanka ka dhacay iyo xal u raadintooda

Askar ka tirsanaa ciidamada KENYA oo qarax lagu dilay

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaara ha ka dhashay qarax ciidamo ka tirsan kuwa dowlad da Kenya Shalay lagula eegtay qaybo kamid ah gob olka Waqooyi Bare ee dalkaasi, kaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa oo ahaa miinada noo ca miinada dhulka lagu aaso ayaa haleeyay baabuur ay la socdeen askar ka tirsan Bool iska Kenya oo xilligaas ma rayey waddada xiriirisa magaalada Gaarisa iyo xerya ha Qaxootiga Dhahaab, sida ay sheegeen ilo wareed yo lagu kalsoonyahay.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa kadib ay rasa as xoogan fureen ciidamada Kenya, gaar ahaan ku wa Booliska ee ku sugan xadka Soomaaliya.

Inta la xaqiijiyey waxaa qaraxan ku dhintay ugu yara an saddex askari, halka mid kalena uu dhaawac soo gaaray, kaas oo loo qaaday magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

Booliska dowladda Kenya oo ka hadlay weerarka ayaa ku eedeeyay inay ka dambeyso kooxda Al-Sha baab, waxayna sheegeen in haatan ay wadaan baar itaano dheeraad ah

Xaaladda ayaa haatan dagan, waxaana lagu soo warramayaa in ciidamada Kenya la qarxiyay ay socdaalkooda horay usii wateen.

Weerarkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo dhowa an Kenya ay ciidamo badan soo dhoobtay deegaan ada u dhow xadka, si ay u sugaan amniga, ugana ho rtagaan weerarada Shabaab.

Maalmo kahor aheyd markii qarax noocan oo kale ahaa uu ka dhacay duleedka Gaarisa, kaas oo lagu dilay 4 qof oo ay ku jireen injineero ka tirsanaa maa mulka Wadooyinka Kenya.

Inta badan Al-Shabaab ayaa weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ka fulisa gudaha Kenya, waxaana khasaaraha ugu badan uu kasoo gaaraa ciidamada ammaanka ee dalkaasi.

Waa kuma hoggaamiyaha cusub ee Al-Qacida ee horey u tababaray Soomaalida?

Khubarada QM ayaa sheegay in aragtida ugu we yn ee xubnaha ay tahay in hoggaanka ururka Al-Qa acida uu la wareegay Sayf al-Adl, oo horey mas’uul uga ahaa amniga Osama bin laden, islamarkaana ta babaray qaar ka mid ah xubnihii fuliyey weerarkii 9/11 ee lagu qaaday Mareykanka.

Guddiga khubarada ayaa warbixin ay u gudbiyeen Gola ha Ammaanka ku sheegay in weli aan si rasmi ah loogu dhowaaqin in Sayf al-Adl uu beddelay Ayman al-Zawahiri oo bishii August ee 2022 lagu dilay duqeyn uu Mareykanka ka fuliyey Kabul."Hase yeeshee wada-hadallo dhacay November iyo December ayey dalal badan oo xubno ka ah QM ku qaateen fikirka ah in Sayf al-Adl uu hadda u shaq eeyo sida hoggaamiyaha aan lala loolamin ee koo xda,” ayey tiri warbixinta. Qiimeynta ku saabsan sababta aan weli loogu dhowaaqin hoggaanka Sayf al-Adl ayaa lagu kala duwan yahay.

Dalalka qaar ayaa dareemaya in joogitaankii al-Zawahiri ee Kabul ay ceebeysay kooxda Taalibaan oo raadineysa sharciyad "islamarkaana Al-Qacida ay dooratay inaysan arrintan sii xumeyn ayada oo qire ysa dhimashadiisa,” ayey yiraahdeen khubarada.

"Si kastaba, inta badan waxay go’aamiyeen in sab abta ugu weyn ay tahay joogitaanka Sayf al-Adl ee gudaha Iran, taasi oo dhalisay su’aalo diimeed iyo ku wa howlgal oo horyaalla Al-Qacida,” ayey yiraah deen.

Ayaga oo xusaya in hal dal uu diiday wax xiriri ah oo Al-Qacida kala dhaxeeya Iran, ayey guddiga QM sheegeen in halka uu joogo Sayf al-Adl "ay dhaline yso su’aalo miisaan ku leh damaca Al-Qacida ay ku xajisaneyso hoggaanka dhaq-daqaaqa caalamiga xilli ay caqabado wajaheyso” kooxda Daacish.

Sayf al-Adl ayaa ku jiray liiska xayiraadda QM tan iyo 2001, si la mid ah Mohammed Salahaldin Abd El Hal im Zidan, oo u dhashay dalka Masar, sida ay sheeg een guddiga.

Sayf al-Adl ayaa liiska QM ugu jira inuu la wareeg ay hoggaanka militari ee Al-Qacida kadib dhimasha dii Mohammed Atef – mid ka mid kaaliyayaasha ugu dhowaa Osama bin Laden – kaasi oo lagu dilay weer ar ay Mareykanka fuliyeen November 2001.

Ka sokow inuu ahaa madaxii amniga Osama bin Laden, QM ayaa sidoo kale sheegtay in Sayf al-Adl uu mintidiinta bari jiray sida loo isticmaalo qaraxyada, islamarkaana uu tababaray qaar ka mid ah diyaarad afduubteyaashii fuliyey weerarkii Mareykanka lagu qaaday September 11, 2011.

QM ayaa sidoo kale sheegtay inuu tababaray daga al-yahanadii Soomaalida ee Muqdisho ku dilay 18 askari oo Mareykan ah 1993-kii, dhacdadii loogu ma gac daray Black Hawk Down.

Mareykanka ayaa Sayf al-Adl u doonayaa xiriirka uu la lahaa qaraxyadii lagu qaaday safaaradaha Ma reykanka ee Dar es Salaam, Tanzania, iyo Nairobi, Kenya 1998-kii.

Weriye kashifay in Ronaldo uu ku biira yo koox kale oo Sucuudiyaan ah & Sababta

Riyaad – Xidigga wayn ee Al-Nassr Cristiano Ron aldo ayaa laga yaabaa inuu kooxda ka dhisan Riy aad ee uu haatan u safto uga war eeo kooxda ay xaf iiltamaan ee Al-Hilaal mustaqbalka, si da uu qabo taf atiraha guud ee warqaadka MARCA, Jose Felix. Cri stiano Ronal do ayaa koox la’aan muddo ahaa kaddib markii is afgarad buuxa lagu fasaqay qandaraaskiisii Manche ster

United bishii Nofeemb ar.Inkasta oo uu ka mid yah ay xiddigaha ugu waawayn adduunka, waxa uu ku dhibtooday sidii uu u heli lahaa koox Yurub ah oo rabta. Kooxda Horyaalka Sa udi Pro League ee Al-Nassr ayaase ka dhigtay ciyaa ryahanka ugu mushaarka badan kubbadda cagta adduunka, iyadoo la sheegay inay ogolaadeen inay bixiyaan £173 milyan ginni sannadkii. Si kastaba ha ahaatee, Felix ayaa hadda cabsi galiyey taagee ray aasha Al-Nassr isagoo sheegay in Ronaldo uu ku bii ri karo kooxda ay xafiiltamaan ee Al-Hilaal mar aan dheerayn.Waxa uu soo jeediyey in ciyaaryahanka la gusoo jiidan karo taariikhda kooxda Al-Zaciim.

Felix waxa uu ka sheegay bandhigga telefiishan ka Sucu udiga ee SBC Maleab [via MSN]: "Mee sha kama saarayo suurtagalnimada in Cristiano Ron aldo uu xiran doono maaliyadda Al Hilaal mustaqbal ka, iyadoo la tixgelinayo dhaxalka taariikhiga ah ee kooxdan”. Si kastaba, waxaa xusid mudan in Rona ldo uu qandaraas kula jiro Al-Nassr ilaa xagaaga 2025-ka, markaasoo uu jirsan doono gugii 40-aad, tiiyoo horay loosii sheegay in Al Hilaal ay Ronie doo naysey xitaa kahor inta aanu ku biirin Al-Nassri


DARAASAD: 'DAWOOYINKA AY QAA TAN RAGGA EE UURKA LOOGA HOR TAGO GUUL BAY KEENEEN'


Baahida loo qabo kaniiniyada ka hortagga uurka ay ragga qaatan ee aan xiriirka la laheyn hormoonka ayaa laga yaabaa inay soo hooyaan guulo isla markaana horseedaan suurtagalnimada ah inay ka hortaggaan in shahwada ay ku dhex dabbaalato gudaha ilmo galeenka hooyada.

Daraasado lagu sameeyay jiir ayaa tilmaamaya in kaniiniga uu xakamaynayo shahwada ugu yaraan dhowr saacadood - si looga hortago in ay gaarto ugxanta.

Waxaa la qorsheeyay in baaritaanno iyo tijaabooyin badan lagu sameeyo arrintan, waxaa dawadan la siin doonaa bakeylaha ka hor inta aan lasoo gaarsiin banii'aadanka.

Wuxuu qorshaha yahay in baaritaan buuxo lagu ogaado arrintani si loo ogaado waxtarka dawooyinka ragga ka hor istaaga inay wax uureeyaan.

Fikradda ayaa ah in ragga ay qaadan karaan kaniiniga saacad ka hor galmada.

Qaabka uu u shaqeeyo kaniiniga

Si ka duwan kaniiniga ay dumarka qaataan ee ka hortagga uurka, kan ragga kuma lug yeesho wax hormoonno ah.

Saynisyahanada waxay sheegeen in tani ay tahay mid ka mid ah faa'iidooyinka kaniiniga oo ay baarayaan - meesha kama saari doono maadada testosterone isla markaana wax saameyn ah kuma yeelan doono yareynta hormoonka ragga.

Taa baddalkeeda, "Dabbaasha ay sameyso shahwada" waxay weecisaa inta badan unugyada astaanta ah ee beegsada borotiinka ee loo yaqaanno adenyl cyclase ama sAC, kaniinigan loogu talagalay inay qaataan ragga si aysan wax u uureyn wuxuu xanibayaa maadada SAC.

Si ka duwan kaniiniga ay dumarka qaataan ee ka hortagga uurka, kan ragga kuma lug yeesho wax hormoonno ah

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Qoraalka sawirka,

Si ka duwan kaniiniga ay dumarka qaataan ee ka hortagga uurka, kan ragga kuma lug yeesho wax hormoonno ah.

Daraasad hore oo lagu sameeyay jiirarka, oo ay maalgaliyeen machadyada caafimaadka ee Mareykanka taasoo lagu daabacay joornaalka Nature Communications, hal xabbo oo daawadan ah, oo lagu magacaabo TDI-11861, ayaa xannibtay dabbaasha shahwada xilliga iyo ka dib galmada.

Saameynta dawadan waxay socotay ilaa saddex saacadood. Ilaa 24 saacadoodna, waxay u muuqatay mid gebi ahaanba jirka kasii baaba'ayso.

Mid ka mid ah saynisyahannadaas, oo lagu magacaabo Dr. Melanie Balbach oo ka socota machadka Weill Cornell Medicine oo ku yaalla magaalada New York, ayaa sheegtay in kaniinigan si fudud loogu adeegsan karo ka hortagga uurka.

Haddii ugu dambeyntii uu kaniinigan wax tar u noqdo banii'aadanka, ragga waxay qaadan karaan mar kasta, waxay go'aan ka gaari karaan xilligga ay wax dhali karaan.

Khuburrada waxay ka digeen in dawadan aysan ka hortagin cudurrada lagu kala qaado galmada.

Professor Allan Pacey, oo ah barafasoor ku takhasusay cudurada ku dhaca ragga oo ka tirsan Jaamacadda Sheffield, ayaa sheegay: "Waxaa jirta baahi weyn oo loo qabo in la helo kanini ay ragga qaataan oo wax ku ool ah, oo macquul ah, in kasta oo sanadihii lasoo dhaafay la sameeyay baaritaanno dhowr ah oo ku aaddan arrintani, hadana mana jirto daawo lagu guuleystay oo suuqa laga heli karo".

"Habka halkan lagu sharraxay, ayaa ah in enzyme-ka muhiimka ah ee shahwada laga saaro, waa fikrad gebi ahaanba cusub. Laakiin Xaqiiqda ah in ay wax ka qaban karto, oo dib loo rogi karo, si dhakhso ah waa mid aad u xiiso badan.

"Haddii tijaabooyinkaas lagu sameeyay jiirka si lamid ah loogu sameeyo banii'aadanka lana ogaado waxtarkeeda, waxay dawada noqon kartaa in ragga ay u isticmaalaan inay kaga hortaggaan uurka, waana guul in muddo ah la raadinayay". Mowduucyada la xiriiraCaafimaad

XIGASHO:-BBC


SHEEKADA GABADHA PUTIN LUGTEEDA KU SAWIRTAY EE XAALADDA ADAG KALA KULANTAY


waxay lugteeda ku sawirtay caaro ay waji uga dhigtay kan putin

Qoraalka sawirka,

Waxay Lugteeda ku sawirtay Caaro ay waji uga dhigtay kan Putin

Olesya Krivtsova oo ah Ardayad dhigata jaama cadda ayaa ka baaqatay xiisado badan.

Sababta ayaana ah in Olesya oo 20 jir ah ay ku jirto xabsi guri. Waxaa lugta uga xiran qalab elektroonik ah oo Booliisku kula socon karaan dhaqdhaqaaq ka sta oo ay samayso.

Olesya ayaa loo xiray qoraallo ka dhan ah Dag aalka uu Ruushku ku qaaday Ukraine oo ay soo dhig tay baraha bulshada. Mid ka mida ayaa ahaa qarixii bishii Oktoobar ee la soo dhaafay ka dhacay buun dada isku xirta Ruushka iyo gobolka Crimea ee Ruushku ka goostay Ukraine.

"Waxaan soo dhigay sheeko Instagram-ka, taas oo ku saabsan buundada," Olesya ayaa u sheegtay BBC-da, "anigoo ku eegaya sida ay dadka reer Ukr aine ugu farxeen wixii dhacay."

Waxay kaloo la wadaagtay saaxiibkeed qoraal ku saabsan dagaalka.

Intaas kadib sidan ayey wax u dheceen:

"Waxaan telefoonka kula hadlayey hooyaday," Ole sya ayaa dib u xasuusatay, "markii aan maqlay albaabka hore oo la furayo, booliis badan ayaa soo galay, waxay iga qaadeen taleefoonka iyagoo igu amraya inaan dhulka seexdo."

Olesya ayaa lagu soo oogay dacwad ah in ay u qiil bixisay argagixisanimada iyo in ay sumcad dil u geysatay ciidamada qalabka sida ee Ruushka. Wa xay wajihi doontaa ilaa 10 sano oo xabsi ah.

Olesya oo Maxakamadda joogta

Qoraalka sawirka, Olesya ayaa loo ogolyahay inay guriga ka baxdo keliya mar



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip