HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 9-KA FEBARAAYO 2023-KA

0
Thursday February 09, 2023 - 08:43:36 in Wararka by
  • Visits: 401
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 9-KA FEBARAAYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Dhiggiisa Dalka Talyaaniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mu naasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey qasriga Madaxtooyada dalka Talyaa niga ee Quirinale Palace, halkaas oo uu salaan Sharaf ka qaatay ilaalida Jamhuuriyadda.

Munaasabadda ku qabso omtay qasriga ayaa Madax weynaha Jamhuuriy adda Talyaaniga Mudane Sergio Mattarella waxa uu ku muuj iyey sida uu ugu farax san yahay booqashada wafdi ga Jamhuuriyadda Fed eraalka Soomaaliya ee uu ho gga aminayo Mada xweyne Xasan Sheekh Maxamu ud, iyadoo baamb ayda dalkani ay tumayeen heesa ha calanka labada dal.

Intaas kaddib, Labada Madaxweyne ayaa wada qaatay kulan qado-sharaf ah oo ay iskaga xog wa reysteen xiriirka taariikhiga ah ee labada dal, danaha wadajirka ah ee ka dhexeeya labada shacab, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu soo bandhigay halganka shacabka Soomaaliyeed ay ugu jiraan dib u dhiska dalkooda iyo dabar-goynta argagixisada.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga mahad cel iyey dowladda iyo shacabka Talyaaniga soodhaweyn ta diirran ee ay ku qaabileen isaga iyo wafdigiisa, wa xa uuna tilmaamay in dowladda Federaalka Soomaal iya ay ka go’an tahay dib u soo nooleynta xiriirka saa xiibtinimo ee ay la leedahay dalalka Caalamka.

Ciidamo katirsan howlgalka ATMIS oo soo gaaray Muqdisho

Ciidamo horleh oo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa soo gaaray M/Muqdisho ee Ca asimadda dalka Soomalaiya, kuwaas oo kamid noq on doona Ciidamada horay u joogay Soomaaliya.

Ciidamadaa oo tiro ahaan lagu qiyaasay ku dhawaad 50 Askari ayaa ah Unug ka tirsan Booliska waddanka Ghana , waxaana ay u yima adeen Soomaaliya si ay u taageeraan hawlgallada nabad ilaalinta ee socda ee ATMIS.

War kasoo baxay howgalka ATMIS ayaa waxaa la gu sheegay in Ciidamadan uu Saldhigooda noqon do ono M/Baydhabo ee Xarunta G/Baay ee D/G/K/ Galb eed Soomaaliya, halkaasoo muddo sanad ah ay ku Shaqeyn doonaan, iyaga oo taageero siinaya Boolis ka Soomaaliya.

Saraakiil katirsan Ciidamada Booliska dalka Gha na ayaa sheegay in ka hor Ciidamadaan inta aan la keenin Soomaaliya la siiyay tababar la xiriira xaga la dhaqanka bulshada iyo sida ay uga howlgeli doona an Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa waxaa xilligaan ku sugan Kuma naan askari oo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, kuwaas oo isugu jira Millateri iyo Booliska, iy aga oo Ciidamada dowladda ka caawiya dagaalka ay kula jiraan Ciidamada dowladda Soomaaliya.

R/W Xamze Oo Tababar Xerada Balido ogle Ugu Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan Kumaandooska Danab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuu madda Federaalka Md/Ham za Abdi Barre oo Shalay gaaray Saldhigga Ballidoogle ayaa u soo xiray tababar ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee xoogga dalka.

Ciidamadan oo qaatay tababar sare oo ku aaddan difaaca dalka iyo ciribtirka Khawaariijta, ayaa Ra’iisul Wasaaruhu ku boggaadiyay dadaalka ay muujiyeen mudadii ay ku jireen tababarka.

Md. Xamse ayaa uga mahadceliyay dowladda Mar eykanka oo kaalin weyn ka qaadatay tababarka ciidankan. rw xamze oo tababar xerada balidoogle ugu soo xiray ciidamo ka tirsan kumaandooska dan abrw xamze oo tababar xerada balidoogle ugu soo xi ray ciidamo ka tirsan kumaandooska danabrw xamze oo tababar xerada balidoogle ugu soo xiray ciidamo ka tirsan kumaandooska danabrw xamze oo tababar xerada balidoogle ugu soo xiray ciidamo ka tirsan ku maandooska danabrw xamze oo tababar xerada bali doogle ugu soo xiray ciidamo ka tirsan kumaandoos ka danabrw xamze oo tababar xerada balidoogle ugu soo xiray ciidamo ka tirsan kumaandooska danab

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney kordhe en xubnaha ka tirsan Al-shabaab ee isa soo dhiibaya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Daa'uud Aweys Jaamac oo Shalay shir jaraa'id ugu qabtay warbaahinta M/ Mu qdisho ayaa sheegay in dagaalamayaashii ugu bad naa kooxda Al-shabaab ay isku soo dhiibeen dowl adda.

Wasiirka Warfaafinta ayaa tilmaamay in marba ma rka ka dambeysa ay soo kordhayeen xubnaha ka mid ka ah Shabaab ee isku soo dhiibaya dowladda wixii ka dambeeyay markuu dalka ka bilaawday kacd oonka ka dhanka ah kooxda Shabaab.

"Xubnahii ugu badnaa Shabaab ayaa isku dhiibay gacanta dowladda mudada uu socdo howlgalada ka dhanka ah Shabaab ee ka socda gobol ada dalka, waxaana xubnaha ugu ba dan ay iska dhiibeen deegaanada maa mulada Hirshabeelle, Galmudug iyo K/Galbeed" ayuu yiri Wasiirka Warf aafinta Sooma aliya Daa'uud Aweys.

Wuxuu sidoo kale xusay wasiirka Warfaafinta in xub nahaan ka tirsan Al-shabaab ee isa soo dhiibay iney ajiibeen baaqii dowladda Fedaraalka ee ahaa iney naftooda badbaadsadaan oo ay isa soo dhii baan.

Hadalka Wasiir Daa'uud Aweys ayaa kusoo bee gmaya iyadoo wali gobolada dalka intooda badan ay ka socdaan howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab oo ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka, islamarkaana Shabaab looga qa bsaday deegaano iyo degmooyin badan oo ay horay uga talin jireen 10-kii sano ee lasoo dhaafay.

Madaxweynaha Hirshabelle oo samee yay Magac aabis layaaba leh & Sababta

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu Habeen hore soo saaray ku magacaabay guddoomi yaha cusub ee gobolka Shabeel aha Dhaxe iyo Duqa magaalada.

.Wareegtadan ayuuna Cali Gu udlaawe mar kale ugu magacaab ay Md. Axmed Meyre Makaraan in uu noqdo guddo omiyaha gobolka Shabeelaha Dhaxe oo xilkiisa loo raaciyay duqa magaalada oon la cad eyn magaalada ay tahay.

”Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, markuu arkay qodobka 51-aad ee dastuurka Dowladda Hirshabeelle, Markuu ar kay muhiimada ay leedahay in isbedela lagu samee yo qaab dhismeedka Maamulka Gobolka Shabeella ha Dhexe si loo dardargaliyo adeegyada bulshada, waxa uu Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeel laha Dhexe ahna Duqa Magaalada u Magacaabay Md. Axmed Meyre Makaraan” ayaa lagu yiri wareegt ada uu soo saaray Cali Guudlaawe. Dad badan ay aana isweediiyay waxa ay ka dhigan tahay magaca abistan cusub uu sameeyay madaxweynaha Hirsha belle gaar ahaan xilka cusub uu Axmed Meyre ugu kordhiyay ee ah duqa magaalada aan la magac dhabin mida ay tahay.

Inta badan dadkii ka aragti dhiibtay magacaabist an ayaa madaxweynaha Hirshabelle si weyn ugu dha liilay magacaabistan ay sheegeen in ay tahy mid ja hwareerin ah ,sidoo kale aan xumbaarsaneyn wax micno ah . Duqa M/Jowhar oo caasimad u ah maa mulka Hirshabelle ayaa marka loo eego awood qeyb siga beelaha dega gobolkaasi waxaa heesta beesha Gaaljecel, lamana oga ujeedka Cali Guudlaawe ka leeyahay magacaabistan lagu jahwareeray.

"Waxaa loo baahan yahay 2.6 bilyan do olar sii loo caawiyo dad ay saameey een abaaraha Soomaaliya"

Qaramada Midoobay, hay'adaha gargaarka, iyo dawladda federaalka ayaa sheegay in loo baahan yahay 2.6 bilyan oo doolar si loo caawiyo dad gaar aya 7.6 milyan oo qof oo ay saameysay abaarta ku dhuftay Soomaaliya.

Qiyaasta 8.25 milyan oo qof oo ah kala bar dadka Soomaaliyeed ayaa u baahan naf badbaadin iyo gar gaar degdeg ah, sida ay sheegayaan hay'adaha gar gaarka. Inkastoo laga baaqsaday sanadkii hore in abaaartu isu badasho macluul, haddana waxa la leeyahay haddaan lacagta loo baahan yahay aan la hel in, roobka guguna si fiican u di'in, waxa suurtagal ah in macluul looga dhawaaqo Soomaaliya inta u dhaxaysa billaha April iyo June ee sanadkan.

Muqdisho waxa Shalay looga dhawaaqay qorsha ha ka jawaab celinta xaaladda bini'aadanimo ee Soo maaliya ee sanadka 2023, iyadoo munaasabadda lagu soo bandhigay ay ka qayb galeen wakiillo ka socday hay'adaha qaramada midoobay, kuwa garg aarka, wakiilo ka socday dawladda federaalka iyo dawlad goboleedyada.

Madaxweyne Deni oo magacaabay guddi ka jawaabaya xaaladda Laascaanood

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Sic iid Cabdullaahi Deni ayaa Habeen hore magacaabay guddi ka shaqeyn doona arrimaha bini’aadanimada oo ca awi doona dadka kasoo bara kacay dagaalka ka soc da mag aalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Madaxweyne Saciid Deni oo cadee yey inay jirto ba ahi ku kaliftay inuu magacaabo guddigaan ayaa soo saaray liiska 13 xubnood oo guddigaan uu ka kooban yahay, waxa ana guddoomiye looga dhigay wasiir Juxa.

Xubnaha guddigaan ayaa laga soo kala xulay hey’adaha maamulka Pun tland, Ganacsato, Culimo iyo Samaf elayaal, waxayna xubahaasi kala yihiin:

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gud aha, Cabdi Faarax Siciid Juxa, Guddoomiye.

Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf Guddoomiye Ku-xigeen.

Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Dr Jaamac Faarax Xassan Xubin.

Wasiirka Wasaaradda duulista Hawada iyo Gar oomada Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin.

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Maxamuud Caydiid Dirir Xubin.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo masiibooyinka Layla Cabdi Cartan Xubin.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta Shaakir Maxamed Guuleed Xubin.

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Cabdifatax Ma xamed Cabdinuur Xubin.

Maxamed Caydiid Jaamac Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Xubin.

Dr Siciid Warsame Shahaado xubin.

Shiikh Fu’ad Maxamuud Xaaji Nuur Xubin.

Shiikh Axmed Yuusuf Daad Xubin.

Cabdikaafi Axmed Siciid Ganacsade Xubin.

Xaalad adag ayaa weli ka taagan magaal ada Laas caanood, halkaas waxaa ka socda dagaal ay dadka deegaanku ku diidan yihiin maamulka Somaliland, halka ciidanka Somaliland ay doonayaan inay sii xaji staan gacan ku sii heynta magaalada Laascaanood.

Dugsiga Tababarada Ciidanka Danab oo Shalay loogu magacdaray Gashaanle Xasan Maxamed Cismaan Tuure

Raysal wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soom aaliya Xamse Cabdi Barre oo ay wehlinayeen wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga, wasiiru dowlaha Wasa aradda Amniga, wasiiru dowlaha Xafiiska Raysal wasaaraha, Taliyaha ciidanka xoogga iyo Safiirka dalka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya ayaa Shalaygaaray Saldhiga Balidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ugu hor eyn halkaasi Shalay tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana uu munaasabada uu tabab arka ugu soo xiraayay ciidanka uu ka sheegay Rays al wasaaraha in Xerada Tababarada ciidanka Danab loogu magac daray Gaanshaanle Xasan Maxamed Cismaan Xasan Tuure.

"Laga bilaabo Shalay waxaa Saldhigan loogu magacdaray Dusgiga Tababarada Ciidanka Danab Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan Xasan Tuure" ayuu yiri Raysal wasaare Xamse.

Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyay do wlad da Mareykanka kaalinta ay ka qaadatay tababar ka buuxa ee Shalay ciidamadan sida gaarka ah u tababaran ee ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed.

"Ciidamadan oo qaatay tababar sare oo ku aad dan difaaca dalka iyo la dagaalanka Al-Shabaab, ay aa Ra’iisul Wasaaruhu ku boggaadiyay dadaalka ay muujiyeen mudadii ay ku jireen tababarka” sida lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka koowaad ee Xukuumadda.

Cutubyadaan Shalay loo soo xiray tababarka cii dan ayaa la filayaa iney ku biiraan howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee haatan ka socda inta badan gobolada dalka.

Dhakhaatiirta Laascaanood oo Walaac ka muujin aya Adeegga Gurmadka oo ku yar

Dhakhaatiir ku sugan magaalada Laas Caanood ee gobolka Sool ayaa BBC-da u shee gay in ay dhibaa tooyin kala kulmaya an fulinta shaqooyinkooda sababo la xiriira dagaalka halkaas ka socda oo galay maalintii saddexaad.

Tirada gawaarida gurmadka degdegga ah ee Ambal aasta ayaa aad ugu yar magaalada oo laga soo tebiyay khasaare badan.

"Ambalaasyadu waa shan oo keliya – kuma filna xaaladda taagan,” ayuu BBC-da yiri Dr Cabdi Majiid oo ka howl gala Isbitaalka Manhal ee magaalada Laas Caanood.

"Waxaan la tacaalnay qof oo dhaawac ah hal qo fna wuu dhintay Shalay, kani waah al isbitaal, waad qiyaasi kartaa xaaladda ka jirta isbitaallada kale ee Somaliland. Waxaan fileynaa in ay tiradu kor u kacdo,” ayuu yiri Dr Majiid.

Dagaalka Laas Caanood ayaa u dhaxeeya milite riga Somaliland iyo maleeshiyo kasoo jeedda deegaanka oo la sheegay in ay doonayaan sidii ay dib ula midoobi lahaayeen Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta iyo Masiib ooyinka Qaranka oo tacsi ugu tegey Safiirka Turkiga

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooy inka Qaranka Maxamud Macallin oo ay wehliyaan Wasiirrada Gargaarka Galm udug, Jubbaland, Hirsh abelle iyo Koonfur Galbeed ayaa ta csi ku aadan dadkii ku geeri yooday waxyeeladii ka dha latay dhulgariirki xoo gganaa ee is xigey ee ku dhuf tey qeybo ka mid ah dalka Turkiga ugu tegay Sa fiirka dalka Turkiga u jooga Soomaaliya Mudane Ibrahim Mete Yagli.Guddoomi yaha oo ku hadlayay magaca hay’adda ayaa shee gay inuu xanuunka la qeybsan ayo Dowladda iyo shacabka Turkiga ee aan wala alaha nahay.

Sidoo kale Gudoomiyaha iyo wasiirrada ayaa saxiixay buuga tacsida, iyada oo uu alle kaga baryay dadkii halkaasi ku dhintay inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, inta ku dhaawacantayna Ilaahay u booga dhayo.

Puntland oo qaaday tallaabo lama filaan ah oo la xiriirta doorashada muranka dhalisay

Dowlad-goboleedka Puntland ayaa dib u dhigay diiwaan-galinta doorashada qof iyo cod ee la filayay inay ka bilaabato magaalada Garoowe ee caasimada maamulkaasi.

Wararka aan helayno ayaa waxay sheegayaan in loo baajiyay iyada oo aan weli wax xal ah laga gaarin qul-qulatooyin looga soo horjeedo doorashada oo ay caasimada Garoowe ka wadaan ciidamo maleeshiyo beeleed ah.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay ku xiran yihiin siyaasiyiin isku xiran oo mucaarid ah, kuwaasi oo si weyn uga soo horjeeda qorshaha doorashada qof iyo cod ee xukuumadda uu hogaamiyo madaxweyne Saciid Deni.

Warar kale ayaa sidoo kale sheegay in dagaalka ka socda magaalada Laascaanood uu qeyb ka yahay sababaha keenay in dib loogu dhi go diiwaan-galinta doorashada.

Illaa iyo hadda lama oga xilliga ay bilaabanayso diiwaan-galinta door ashada.

Madaxweyne Saciid Deni iyo kooxdiisa ayaa hore ugu madax adaygay in ay sii socoto diiwaan-gelinta doorashada qof iyo cod, taasi oo hanaankeedu uu madmadow badan ku gadaamna, hase yeeshe talla abadan uu Shalay qaaday maamulka ayaa noqotay mid lama filaan.

Mucaaridka ayaa hore u dalbaday in la joojiyo doorashada, kadib markii ay guddiga doorashada ma amulkaasi ku eedeeyay in ay gacanta ugu jiraan madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni.

Waxay sidoo kale dhowr jeer madaxweyne Saciid Deni ku eedeeyeen in uu leexiyay hanaankii door ashada, taasi oo ka dhigeysa "doorashooyinka qof iyo cod” oo la ogyahay inay yihiin kuwa ugu xalaa lsan noqdaan kuwa ay hareeyeen musuq-maasuq iyo boob ku qotoma awood sheegasho xukun.

Si kastaba, Saciid Deni iyo kooxdiisa ayaa qorshah ooda uu ahaa inay ku gacan sareeyaan mashruuca uu ku dhagan yahay Deni ee "doorashada qof iyo cod” taasi oo mucaaridka maamulkaasi ku tilmaam een mashruuca dib usoo laabashadiisa.

DF oo gurmad u dirtay magaalada Laas caanood oo dagaal adag uu ka socdo

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soo maaliyeed ee SODMA ayaa Shalay magalaada Gar oowe ee caasimada Punt land ka dajisay diyaarad wada 6-tan oo daawada noocyadeeda kala duwan ah iyo 6 dhakhaa tiir ah.

Dhakhaatiirta iyo dawada oo laga qaaday magaa lada Muqdisho ayaa loogu gurmanayaa dhawacyada dadka ku waxyeeloobay dagaalka maalinkii 3-aad galay ee ka socda magaalada Laascaanood.

Dhakhaatiirta Shalay laga dejiyey Garowe ayaa berri u sii gudbi doona magaalada uu dagaalku ka socdo ee Laascaanood, halkaas oo laga soo werinayo xaalad adag.

Dad badan oo shacab iyo ciidan isugu jira ayaa ku dhaawacmay dagaalka, kuwaas oo aan helin dar yeel caafimaad, maadaama ay xaalad adag ka jirto Laascaanood.

Dhakhaatiirta ay dowladda Soomaaliya u dirtay Laascaanood ayaa gaareysa lix xubnood, waxaana berri Muqdisho laga soo dirayaa seddax diyaaradood oo daawooyin wada. Masuuliyiinta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay in gurmad la gaarsiiyo dadka reer Laascaanood oo dagaal kula jira Somaliland.

Dadka qaba dhaawacyada daran ayay dowladda Soomaaliya u soo qaadi doontaa Muqdisho, si dabiib caafimaad loogu fidiyo, sida ay noo sheegeen masuu liyiinta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka.

Agaasimaha guud ee hey’adda maareynta masii boyinka qaranka Cabdirashiid Maxamuud iyo Agaasi maha waaxda caafimaadka ee hey’adda Cabdullaahi Fanax ayaa loo diray halkaas, waxaana Garoowe ku soo dhaweeyay wasiirro ka tirsan maamulka Punt land.

Madaxweyanaha Soomaaliya Xasan Sheekh Ma xamuud oo horay uga hadlay xiisadda ka taagan ma gaalada Laascaanood ayaa ku baaqay in wadahadal lagu xaliyo, isagoo balan qaaday in dowladda Soo maaliya ay qaada doonto kaalinteeda gurmadka dadka ku waxyeeloobay dagaalka.

Dagaalka ayaa Shalay galay maalinkiisii 3-aad waxayna Somaliland ku madax-adeygeysaa inay sii xajisato gacan ku heynta Laascaanood, halka dadka magaaladaas iyo guud ahaan beesha degta gobolka Sool ay doonayaa inay gabi ahaanba isaga ka baxa an Somaliland.

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka L/Caanod {War-Saxaafa deed}

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Md. Axmed Cilmi Cismaam Karaash oo ku hadlaya Magaciisa, kan Goleyaasha dowladda iyo kan Sha cabweynaha Puntland ayaa soo dhoweeyey go’aam ada Masiiriga ah ee ay soo saareen Isimada dhaq anka iyo

wax garadka kale ee deegaanada SSC.

"Aniga oo ku hadlaya magacayga, kan Goleyaasha dowladda iyo kan Shacabweynaha reer Puntland wax aan si buuxda u soo dhoweynaynaa go’aamada Masi iriga ah ee ay soo saareen Isimada dhaqanka iyo wax garadka kale ee deegaanada SSC ee ay kaga ta shanayaan Aayahoda, waana ku garab taaganahay.

Sida aynu wada ognahay bulshada deegaanad aas waxay daris la noqdeen Xasuuq iyo Barakac joo gto ah oo uu ku hayo Maamulka Soomaaliland oo isa gu doonaya inuu cabudhin iyo caga juglayn ku maa mulo, taas oo ay u dambaysay weerarka Shalay bilo wday ee ilaa hada socda laguna beegsanayo dadka Shacabka ah ee halkaas ku nool, iyada oo looga gol-leeyahay in lagu carqaladeeyo go’aamada ay ga adheen dadka deegaanku, Eebbe ha unaxariisto inta ku shahiiday inta dhaawaca ahna haw booga dhayo.

Hadaba waxaan bulshada Soomaaliyeed iyo Caal amkaba u cadaynaynaa in dadka shacabka ah ee la Xasuuqayo iyaga oo Masiirkooda ka tashanaya aan ay ahayn wax indhaha laga qarsan karo masuuliyada wixii halkaas ka dhacana uu qaadayo maamulkaas”.

Erdogan oo booqan doona goobihii uu ka dhacay dhulgariirkii Turkiga

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ay aa u safri doona meelaha ugu daran ee ay sameyen dhibaatooyinka dhulgariirka, ka dib markii uu ku dha waaqay xaalad deg deg ah.

Tirada dadka ku dhin tay dhu lgariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya Isniintii ayaa ga artay in ka badan 9,600.

Ugu yaraan 7,108 qof ayaa ku dhintay Turkiga, hal ka ugu yaraan 2,530 ay sidoo kale ku dhinteen Suur iya,waana dhul-gariirkii ugu dhimashada badnaa muddo toban sano ka badan.

In ka badan 70 waddan ayaa ku yaboohay kooxa ha samatabbixinta iyo gargaarka,kuwaas oo haatan ku sugan dalkaasi.Illaa 12,000 oo shaqaale Turki ah oo ay la socdaan 9,000 oo askari,ayaa baadigoob iyo samatabbixin ka wada meelaha ay dhibaatadu saa meysay.

Garaad Jaamac: Muusow nabadna waad ku baaq aysa madaafiicna dadkii ayaad la dhacaysa

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo kamid ah isimadii dhaqanka ee dhawaan shirku ugu soo dha maaday Laascaanood, ayaa sheegay in aanu dag aalku istaagayn ilaa ciida mada Somaliland baxaan.

Garaad Ismaaciil, oo ka jawaabay baaqii nabadgalyo ee xukuumada Somaliland soo saartay, ayaa shee gay in uu dagaalku soconayo hadii ciidanka Somaliland aanu ka bixin deegaanadaas.

"Muusow zaxan ku leeyahay maa mulkaagu nabadna wuu ku baaq ayaa madaafiicna dadkii ayuu la dhacayaa, waxan caddaynayaa in Laascaanood saddexdii cishe ugu danbaysay uu dagaal ka soconayo, dagaalkaasi oo ah dagaal aan wax shacabka reer Laascaanood loo reebtay jirin" ayuu yidhi Garaad Ismaaciil.

Waxa uu u mahadceliyay madaxda dhaqanka Somaliland oo Habeen hore ku baaqay in xabada shuruud la'aan lagu joojiyo, lakiin waxa uu sheegay in anay nabadi jirayn ilaa oo ciidamada Somaliland ay Oog ku noqdaan, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Dagaalka Laascaanood ayaa galay maalintii saddex aad, xukuumada ayaa ku adkaysanaysa in kooxo arg agixiso ahi ay colaada hurinayaan, dhinaca kalena, garaadada iyo qaybo kamid ah maamulka Laascaa nood ayaa beeniyay sheegashada xukuumada.

Dowladda oo go’aan culus ka soo saar tay arrin kusoo badatay Magaalada Muqdisho

Taliyaha ciidanka Booliska qeybta guud ee gobol ka Banaadir oo ka qeyb-galay kulan looga hadlayay wax ka qabashada askarta dilalka u geysata shacab ka, ayaa markii u horeysay shaaciyay go’aan cusub oo la xiriira arrintaan kusoo bad atay magaalada Muqdisho.

Taliye Mahdi Cumar ayaa wa xa uu shee gay in hadda kadib askarigii qof shacab ah dila ee baxsada loo maxkamadeyn do ono askarta goobta la joogtay.

"Bulshada waxaa la idin diray ilaalintooda, amni gooda, naftooda, maalkooda iyo sharaftooda. Askari kasta oo idinka mid ah waxaa la idinka rabaa in uu ka shaqeeyo badqabka shacabka,” ayuu yiri.

"Haddii qalad uu dhaco yeysan dhicin askarigii waa baxsaday. Askarigii goob ciidan jooga inta uu qof ku dila fakada waxaa loo xiraa askartii la joogta. Qofka u horeeya ee la rabo in uu qabto waa askariga la jooga.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in go’aankan uu ku saleeysan yahay xal u helida arrintaan oo soo bada tay muddooyinkii dambe, ayada oo hore u dhac day in askar dilal geysta ay iskaga tagaan goobta ay wax ka geystaan ama laga fakinayo cadaalada.

"Waxaa ugu dambeysay oo isgoyska Korontada ka dhacday ciidan ka tirsan hay’addaha amniga oo shaqadooda gudanaya ayaa askari xabad ku dhuftay markaas ayuu iska tagay. Qof shacab ah ayaa Howl-wadaag xabad lagu dhuftay oo markaas ayaa la yiri askarigii waa baxsaday, musuq iyo in la qarsho.”

Maxkamadaha dalka ayuu ka codsaday in arrint aan dhaqan-galiyaan, haddii ay dhacdo in askari dil geysta uu baxsado, islamarkaana masuuliyad wadar eed lagu xakumo askarta la joogtay dambiilaha.

"Haddii ay dhacdo in qof muwaadina la dilay oo waa baxsaday la yiraahdo in inta ay ahaayeen maxkama da la geeyo oo aysan dhicin dambiile ayaa baxsa day. Idinkama saareyso dambiile ayaa baxsaday da mbe qofkii qof dila askariga la jooga ayaa la raba in uu soo qabto.”

Inta badan ciidamada dowladda ayaa dilal ka ge ysta gudaha caasimada, kuwaasi oo aad u kordhay muddooyinkii dambe, taasi oo walaac ku abuurtay dadka rayidka ah.Dhibaatada sii xoogeysaneysa ee shacabku kala kulmayaan askarta dowladda ayaa sidoo kale waxay dhaawac ku tahay hadafka ugu weyn ee madaxwey ne Xasan Sheekh, kaasi oo ah in laga adkaado Al-Shabaab iyada oo garab laga helayo shacabka So omaaliy

Somaliland oo ku dhawaaqday inay Ciidamadee da ku jiraan difaac

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa shaacisay in dagaalka Magaalada Laas-Caanood uu galay Maalintii labaad, kaas oo u dhaxeeya Ciid amada Somaliland iyo dadka degaa nka Gobolka So ol oo is abaabulay, kuwaas oo hubka qaatay.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Maalintii 3xa ad oo xiriir ah ay Kooxaha argagaxisa du weerar ku soo qaadeen xeryaha Ciidanka Somaliland, isla markaana ciidamadu ku jiraan difaac.

Somaliland ayaa dhowr jeer ku cel celisay in Ciidam adoda ay weerar kusoo qaadeen Kooxo Argagaxiso ah, hayeeshee Odayaasha Dhaqanka Gobolka Sool ay sheegeen inay dagaalamayaan Shacab iska difaa caya Somaliland oo diiday Calanka Soomaaliya.

Maalintii Saddexaad ah oo xiriir ah ayaa waxaa M/Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ka socda daaal u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka

Dugsiga tababarka ciidanka ee Qoriloow oo dib loo howlgelinayo

Madaxa hoggaanka dhismaha iyo sancada ciid anka xoogga dalka Gaashaanle sareCabdi Diiriye Khaliif, taliyaha Dugsiga tababarka ciidanka ee Qoriloow Gaashaanle Aadan Jeelle, sarakiil ka soco tay ATMIS iyo howgalka UK ee Soomaaliya, ayaa Shalay kormeer qiimeyn ah oo looga gol-leeyahay dhismaha Dugsi tababar ku tagay deegaanka Qoril oow ee gobolka shabeellaha dhaxe.

Saraakiisha ciidamada xoogga dalka, kuwa howl galka ATMIS iyo UK ayaa qiimeyn ku sameeyay go obta laga hirgelin doono Dugsiga Tabbarka ee Qoril oow, waxaana Dugsigaan uu ka mid ahaa xarumihii tabab arka ciidanka xoogga, kuwa asii oo ku burbur ay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay.

Taliska ciidanka xoogga dalka oo fulinaya amarka Madaxweynaha JFS ee ahaa dib u dhiska iyo tayey nta ciidamada ayaa dadaal xoogg an ku bixinaya siddii loo soo celin lahaa Dugsiyadii lagu carbin jiray geesiyaasha naftooda u hurayaasha ah.

Ururka ONLF oo wada hadal ugu baaqay dhinac yada isku haya magaalada Laascaanood

Uurka ONLF ayaa War saxa afadeed kasoo saa ray xaaladda magaalada Laasca anood ee xarunta Gobolka Sool, iyadoo sheegay inay aad uga xun yihi in waxa ka socda magaalada Laascaanood ee cola adda iyo dagaalka ah, iyadoo sid oo kale ugu baaq day dhinacy ada is haya Inay cola adda jooji yaan, xaalada taag ana lagu dha mmeeyo wada had al.

Haddaba War saxaafadeedka Ururka ONLF uu kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ayaa lagu yiri " (ONLF waxay ugu Baa qaysaa dhina cyada is haya in lawada hadlo lana joo jiyo colaadda, sidoo kalena ONLF waxay da-neeyaya asha Gobolka iyo Dawladaha geeska Afrika ugu ba aqaysaa in laga qayb qaato xasilinta iyo nabad ku soo dabaalitaanka Laascaanood lana gaadhsiiyo Gar-gaar Banii Aadam Dadka rayidka ah ).

Sidoo kale ONLF ayaa War saxaafadeedkan ku sheegtay inay taageersan tahay Nabadda iyo in wa da hadal lagu dhammeeyo wax walba, iyadoo ugu baaqday dadka Soomaaliyeedna inay ka qayb qaata an daminta colaadda Laascaanood oo keentay Ge eri, Burbur hantiyeed iyo Barakaca dad badan oo jilic san oo ka barakacay magaalada Laascaanood. Dhinaca kale ONLF waxay sheegeen in colaada asi ka taagan magaalada Laascaanood ay ku faafi ka rto dalalka deriska ah, amniga gobolkana wax u dhimi karta, iyadoo colaaddaasina ay sidoo kale dhib aato u gaysan karta dadka shacabka ah ee ku dhaq an dalalka deriska ah.

Ugu dambayn, Ururka ONLF ayaa ugu baaqay dowladaha Itoobiya, Soomaaliya, Jabuuti, iyo Kenya inay ka qayb qaataan sidii loo joojin lahaa colaadda ka taagan magaalada Laascaanood, wax walbana wada hadal loogu dhammeyn lahaa.

War saxaafadeedka ONLF ayaa kusoo beegma ya xili maalmihii u dambeeyay ay xaalad colaadeed oo ay dad badani ku dhinteen kuwa kalena ku baraka ceen ay ka taagnayd magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Duqa L/caanood ee Somaliland oo ku eedeeay ciidamada Somaliland inay xasuuq ka geysanay aan M/L/caanood

Duqa degmada Laascaanood ee Somaliland, Ca bdirixiin Cali Ismaaciil, ayaa markii ugu horraysay ka soo muuqday saxaafadda tan iyo markii Laascaa nood uu billowday dagaal u dhaxeeyaa Somaliland iyo ciidanka SSC.

Duqa iyo xildhibaano katirsan golihi isa deegaanka oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Laascaanood ay aa ku eedeeyay ciidamada Somal iland inay xasuuq ba’an ka geysanay aan goobaha shacabka.

Waxay hadalkooda ku sheegeen in xarumihii dad weynaha sida isbita alada, masaajidda iyo kaalimaha shidaalka lagu gara acay madaafiic ay adeegsanaya an ciidamada Soom aliland.

"Waxaanu caddaynaynaa in la duqeynayo goob ihii caafimaadka, in la duqaynayo masaajiddadii, in la duqaynayo kaalmihii shidaalka iyo guryahii dadka shacabka yaaleen. Halkaan aan taagannahay waa cusbitaalkii Laascaanood. Madfac baa ku dhacay. Waxaa ku waxyeeloobay hooyo ummul ah. Masaajid adii ayaa gubanaya.” sidaasi waxaa yiri duqa Laasca anood.

Cabdirixiin Ismaaciil waxa uu been abuur ku tilm aamay hadal kasoo yeeray Somaliland oo ahaa inay magaalada Laascaanood kula dagaalamayaan argig ixiso, wuxuuna sheegay in waxa dagaalamaya ay yihiin ciidamada Somaliland iyo shacabka Laascaa nood.

"Waxaan caalamka u caddaynaynaa anigoo ah du qii Laascaanood, inaan Laascaanood argigixiso ka dagaalamayn. Waxaa dagaalamaya waa shacabkii Laascaanood oo naftooda iyo cirdigooda difaacaya. Xasuuq baa socda,” ayuu hadalkiisa ku daray.

Duqa Laascaanood ayaa ugu dambayn ugu baaqay ciidamada Somaliland inay isaga baxaan magaalada

Meydadka arday Soomaali ah oo laga helay burburka dhul-gariirkii Turkiga

Dadka uu khasaaruhu ka soo gaaray dhul-gariirkii Turkey waxaa ku jira dadka Soomaalida ah oo ku no olaa dalkaas, iyada oo shalay la helay meydadka la ba ka mid ah ardayda Soomaalida ah ee wax ka ba ranaysay Turkiga.

C/kariim Nuur Cusmaan oo ay walaalo yihiin mid ka mid ah labaasi wiil ayaa sheegay in Walaalkiis Ma xamed uu ahaa Arday waxka bartay dalka Turkiga, balse fasax isaga oo kujira uu rag saaxiibadiis ah bo oqasho ugu tegay goobta uu dhul gariirka, isla mark aana uu ku dumay dabaq ay daganaayeen.

Wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudaray inay jiraan dad

kale oo kaga baadi goobayo burburka dhismaya

asha hoostiisa, kuwaas oo qaarkood Soomaali

yihiin, isla markaana xaaladu ay tahay mid cakiran.

Akhriso:- Horumarka iyo Waxqabadka Dowladda ee Todobaadka

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daud Aweis Jaamac oo uu wehliya Erg ayga midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka ATMIS Mohamed El-amine Souef oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay horumarka todoba adka ee dowladda, xaaladda dalka iyo guulaha laga gaaray Waxqabadka dowladda ee todobaadkan

Haddaba halkaan ka akhriso qodobada ugu muh iimka Waxq abadka dowladda ee todobaadk an Muqdisho, 1- Hawlgalada ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabab ayaa weli si hab sami leh uga socda qeybo badan oo dalka ka mid ah. Cadowga ayaa xaalkiisu uu sii daciifayaa , iyadoo Cii damada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay sii xajisteen guulihii ay gaareen toddobaadyadii la soo dhaafey.

Dhanka kale, qaar ka mid ahaa Khawaarijta ayaa u hoggaansamey baaqii Dowladda Federaalka Soom aaliya ee ahaa inay isa soo dhiibaan si dhaqan celin loogu sameeyo kadibna ay bulshada dib uga mid no qdaan. Khawaarijta ayaa goobaha ay iska soo dhiib een waxaa ka mid ah HirShabeelle, Koonfuur Galb eed iyo Galmudug.

2- Dhanka kale Shir Madaxeedkii Waddamada Safka Hore ee ka dhacay Muqdisho uuna Shir Gud doomiyay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa waxaa la isku afgartey in si wadajir ah la isaga kaashado dagaalka ka dhanka ah Khawa arijta Al Shabab, isla markaana Somalia lagala sha qeeyo sidii cunaqabateynta hubka ee saran looga qa adi lahaa.

Madaxda ka soo qeybgashey shirka waxaa ka mid ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Is mail Omar Gelle, Madaxweynaha Kenya, William Ru to iyo Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed.

3- Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa isna 7baadkan meel mariyay Sharciga dhismaha Hay ’adda Nabad Sugidda kaas oo muhiim u ah helista xogta, sugidda amniga qaranka iyo weliba doorka ha y’adda ee dagaalka lagula jiro argagixisada. Sharci gan waxaa uu sare u qaadayaa hufnaanya shaqo ee hay’adda, qeexidda waajibaadka shaqo ee hay’adda , la xisaabtanka iyo daah furnaanta NISA.

Sidoo kale Golaha Wasiirada waxaa uu dhowa an uu ansiciyey heshiis iskaashi milateri oo u dhexee ya JFSiyo Imaaraadka Caraba.

Heshiiskan waxaa uu Soomaaliya ka caawinaya in la helo ciidan ku filan oo ka hawlgala goobaha laga xoreynayo Khawaarijta & inay ciidankan qeyb ka noq daan barnaamijka xasilinta ee DFS ay horkaceyso .

Sidoo kale waxaa ay Dowladda Soomaaliya ku guuleysatey inay wiiqdo awoodda dhaqaale ee Al Shabab, iyadoo dhanka kalena u mahad celineysa shacabka oo si weyn ula shaqeeyay dowladda. Wax aa mar kale shacabka loogu baaqayaa inay sii wad aan taageerada ay u fidinayaan dowladda kana fooji gnaadaan inay wax iskaashi iyo xiriir ah la yeeshaan argagixisada.

4- Madaxweynaha JFS ayaa mar kale ku baaqey in la joojiyo colaadda ka taagan magaadala Laas Ca anood. Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa sheegay in dhibaatada ka taagan halkaasi ay tahay mid siyaasadeed una baahan xal siyaasadeed, isa goo hoosta ka xariiqay in la xishmeeyo rabitaanka dadka degaanka Laas Caanood.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale dadaal ugu jira sida dhammaan dhinacyada halkaasi isku haya ay miiska wadahadalka u imaan lahayeen si xal loo gaaro.

5- Waxaa si guul leh magaalada Baydhabo loogu soo gabagabeeyay shirkii wada-tashiga dib-u-heshiis iinta siyaasaddeed iyo kan bulsheed ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed Somalia. Madax weynaha JFS oo fulinaya hal ku dhigge So omaali Heshiis ah, ayaa shirkaasi soo xiray waxaana uu ku bogaadiyay dhinacyada siyaasadda ee Koon fuur Galbeed ee halkaasi ku gaarey heshiiska siyaa sade ed ee muhiimka u ah nabadda degaanka iyo weliba gulufka dagaalka looga soo horjeedo arga gixisada.

Qodobka ugu muhiimsan ee heshiiska laga gaar ey ayaa ah xiliga doorashada madaxtinimada ee Do wlad Goboleedka KGS oo la isku raacey inay no qoto bisha January ee sannadka 2024-ka.

6- Somalia ayaa qarka u saaran inay noqoto dal ka 8aad ee xubin ka noqda Ururka Iskaashiga Dhaq aalaha Bariga Africa ee EAC. Waxaa Muqdisho lagu soo gabagabeeyay barnaamijkii xaqiijinta sida ay So malia diyaar ugu tahay ku biirista ururka, iyadoo ay dalka joogeen xubno ka socday ururka oo hawshaasi loo xilsaarey. Xubnahaasi Soomaaliya yimid ayaa muujiyay rajo weyn kadib markii ay ku qanceen han aanka ay u shaqeeyaan hay’afaha dowliga iyo kuwa ururrada bulshada ee dalka si loo waafajiyo hay’ad aha waddamada kale ee ururka ku jira.

7- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa todobaadkan furay kulanka farsamo ee arrim aha doorashooyin ka dalka ee guddiga farsamo ee ka talabixinta arrimaha doorashooyinka.

Wasiir Axmed Macalin Fiqi oo bogaadiyay shaqa da guddiga ayaa tibaaxay ahmiyadda ay leedahay ar rimaha doorashooyinka dalka, isagoo sheegay Wasi irka in xasilloonida dalka ay ku xiran tahay doorasho oyinka dalka. Hannaankan waxaa looga gol leeyahay in muhimad la siiyo doorashooyinka lagana hortago caqabadaha iyo is-mariwaaga arrimaha doorashada ee mararka qaar amniga waddanka khatar gelin kara 8- Tallaabooyin la doonayo in lagu xoojiyo daah furnaanta iyo isla xisaabtanka ayaa DFS waxay dho waan fulin doontaa barnaamijka tirakoobka shaqaala ha dowladda. Barnaamijkan waxaa daahfuray Wasaa radda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Guddiga Shaqaalaha Rayidka.

9- Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tac liinta Sare (WWH&TS) ee Xukuu madda Federaalka Soomaaliya waxay daahfurtey mashruuc lagau sha qaaleysiinayo ilaa 3000 oo macalimiin ah, kuwaas oo gacan ka geysan doona inay waxbarashi helaan kum anaan carruur Soomaaliyeed oo gaarey da’da waxba rshada balse aan fursad helin. Barnaamijkan ayaa waxaa sidoo kale barbar socon doona furitaanka go obo badan oo waxbarasho oo macalimiintan ay ka hawlgeli doonaan.

Dowladda federaalka oo ku dhawaaqday hal fur sad oo leh shan faa’iido – Fallanqeyn

Shaqo la’aantu waa cinwaan weyn marka laga ha dlayo Soomaaliya. IMF iyo World Bank ayaa barna amijka deyn cafinta dartii waxay hor istaageen in dow ladda federaalka ah ee Soomaaliya ay shaqaale qor ato lixdii sano ee lasoo dhaafay.

Laakiin hadda nidaamka madaxweyne Xasan Sh. waxa uu la kowsanaya shaqaaleysiin, taasi oo ah wax si weyn loo naawilayo.

Isniintii wasaaradda waxbarashada ee Soomaali ya waxay daah-furtay tartan loo galayo saddex kun oo macalin oo kamid noqonaya shaqaalaha rasmiga ah ee shaqaalaha DFS.

Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Was iirka Waxbarashada ee dowladda fede raalka ayaa ku daah-furay mashruucan magaalada caasimada ah ee Muq disho. Si online ah ayay macalimiintu u codsanayaan shaqadan, kadibna waxay u gali doon aan imtixaan ka dhici doona Muqd isho iyo gobolada dalka. Shaqaale rasmi ah ayay noqon doonaan sadd ex kun ee macalin ee ku soo baxda imtixaankan, wa xayna ka shaqeyn doonaan in ka badan 100 iskuul oo dalka ku firirsan.

Muddo xileedkii hore ee madaxweyne Xasan She ekh waxaa la xasuusta in dalka laga hirgeliyay barna amijkii aada dugsiyada, kaasi oo ay ku dha waad kun macalin shaqo ka heshay kana faa’iid eysteen kuma naan arday ah. Barnaamijkan cusub in ka badan 200 kun oo arday ah ayay wax bari doonaan saddex kun ee macalin ee kusoo baxda imtixaanka shaqadan.

Haddaba maxay ka dhigan tahay tallaabadan;

1. Xasan Sheekh iyo Waxbarashada: Madax we ynaha fadhiya Villa Somalia wuxuu sii xoojinaya dii waankiisa wanaagsan ee adeegyada bulshada, si gaar ah waxbarashada oo uu si weyn ugu soo caan baxay inta uusan soo galin siyaasadda.

2. Shaqo abuurka: In shaqo loo abuuro saddex kun oo qof oo Soomaali ah waa tallaabo weyn ah oo wax ka badelaysa nolosha saddex kun oo qoys oo Soomaaliyeed. Tani waxay xoojineysa dhanka togan ee nidaamka madaxweyne Xasan Sheekh.

3. Ahmiyad siinta Tacliinta: In shaqaalihii ugu hor eeyay ee uu nidaamka Xasan Sheekh qoraayo ay macalimiin noqdaan waxay muujinaysa sida ay dow ladda hadda jirta u fahamsan tahay in marka hore bul shada la dhiso si ay u dhisaan dal iyo dowlad isku filan.

4. Hab Zlashada macalimiinta: Shaqaaleysiintan looma eegayo hanaanka 4.5 ee waayihii dambe ku milmay nolosha Soomaalida.

5. Wasiir Faarax: Markii la dhisay golaha wasiirada ee R/wasaare Xamza waxaa idinla wadaagnay in Faarax Sh.C/dir uu yahay wasiirka qura ee munaasib ku ah wasaarada loo magacaab ay.

Durtaba wuxuu qaaday laba tallaabo oo waawe yn, mid waa in uu lacagihii ka dhaafay ardayda sha haadada ka qaadaneysa wasaarada, midna waa in uu saddex kun oo macalimiin ah ku biirinayo shaqa alaha rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya si ay wax u baraan in ka badan 200 kun oo caruur Soomaa liyeed ah. Halkan waxaa laga baranaya haddii la iswaafajiyo wasaaradaha iyo shaqsiyaadka loo dhiibayo in wax badan u hagaagi karaan dalka.

Guddiga xuquuqul insaanka QM oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo dilal ka magaalada Laascaanood

Guddiga xuquuqul insaanka QM,ayaa ku boori yay dowladda Soomaaliya inay ba aritaan ku samey so dilalka Laascaanood ee ay gay sanayaan ciida mada amaanka Somaliland iyo kuwa kasoo horjeeda ee deegaanka SSC.

Volker Türk oo ah guddoomiyaha guddiga, ayaa wuxuu u soo jeediyay DFS inay baarto oo ay caddaa ladda horgeyso dadka ku lugta leh dilalkan.

"Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay, waxaana la gu qiyaasay 119 kale inay ku dhaawacmeen Laasc anood oo ay ku jiraan carruur - dagaalka u dhex eeya ciidamada ammaanka iyo xubno ka tirsan qabiil ka deegaanka. "Waxaan ka walaacsanahay wararka sheegaya in iskahorimaadyadu ay sii socdaan Shalay iyadoo ay jiraan khasaare ka le oo cusub.” ayuu yiri Turk.

Volker Türk wuxuu sheegay inay u gu yaraan 20, 000 oo qof ay ku barak aceen iska horimaadyada Laascaano od, taas oo uu sheegay inay sii kordhina yso xaalad da bini'aadantin imo ee markii horeba adkayd.

"Waxaan ugu baaqayaa mas'uuliyiinta inay sam eeyaan baaritaan lagu kalsoonaan karo oo dhexdhe xaad ah oo ku saabsan isku dhacyada si cidda mas' uulka ka ah lasoo taago maxkamad caddaalad ah, ayuu yiri. Warkaan ayaa kusoo beegmaya iyadoo maalintii saddexaad uu dagaal ka socdo magaalada Laasca anood ee gobolka Sool.

Turkiga oo musiibadii dhul-gariirka ay mid kale ugu darsantay

Dab xooggan oo ka kacay mid ka mid ah deked aha ugu waaweyn dalka Turkiga ay aa lagu guuley stay in la damiyo, Sida ay sheegtay wasaaradda gaa shaandhigga,

Dabka ka kacay magaalada Iskende run oo ku taal xeebta Mediterranean -ka ee dalka Tur kiga ayaa waxaa uu ka dhashay dhulgariirkii Isniintii ku dhuftay qeybo ka mid ah dalk aasi.

Boqollaal kunteendhar ayaa dab qabsaday, islam arkana waxaa ka dhashay qiiq badan. Inkastoo la sheegayo in dabka la damiyay, hadda na wariye BBC ka tirsan ayaa sheegay in wali uu goobta qiiq ka baxayo. Wasaaradda gaashaandhigga ayaa sheegt ay in diyaarado helicopter ah iyo diyaarado militari loo adeegsaday si ay gacan uga geystaan ​​xakameyn ta dabka. Dhammaan howlihii dekadda ayaa la

hakiyay

NIN GEERI LAGU TIRIYAY DAGAALKII LABAAD EE ADDUUNKA OO HADDA

 BOQOL JIRSADAY 

MORRELL MURPHY

XIGASHADA SAWIRKA,MURPHY FAMILY

Qoraalka sawirka, Morrell Murphy

Nin badmaax ahaa oo ka tirsanaa ciidamada

badda ee boqortooyada Ingiriiska oo la soo tebiyay inuu dhintay dagaalkii labaad ee adduunka ayaa u dabaaldegay sanad-guu rada dhalashadiisa ee 100aad.

Morrell Murphy oo kaso jeeda deegaanka Lisburn ayaa saarnaa markabka HMS Capel markii uu soo weerarayay markab uu lahaa Jarmalka sanadkii 1944-kii.

Afar maalmood ka dib weerarka, qoyskiisa ayaa lagu wargeliyay in Mr Morrell M urphy uu ku dhintay halkaas.

Qoyska xitaa waxay heleen warqad tacsi ah oo ka timid boqor George VI laakiin wax yar ka dib waxaa la helay Morrel oo badqaba.

Morrell Murphy wuxuu ku biiray ciidamada badda xilli uu 19 jir ahaa

XIGASHADA SAWIRKA,MURPHY FAMILY

Qoraalka sawirka,

Morrell Murphy wuxuu ku biiray ciidamada badda xilli uu 19 jir ahaa

Hadda waxa uu ku nool yahay deegaanka County Do wn. Gabadhiisa oo lagu magacaabo Jennifer ayaa soo abaabushay xaflad ay ku xusayso sanad-guurada dhal ashadiisa ee 100-aad.

"Way adag tahay in la rumaysto inaan hadda 100 jir ahay," ayuu u sheegay BBC News NI.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay "in ay lama filaan ahayd inuu noolaa sannadahan oo dhan laakiin weli uu ku raaxaysanayo nolosha."

Morrell wuxuu ku biiray ciidanka badda ee Boqortooyada Ingiriiska maalintii la xusayay St Patrick's Day ee sanadkii 1942, isagoo markaas ahaa19 jir, xilli uu socday Dagaalkii Labaad ee Adduunka.

Bishii Disembar ee sanadkii 1944 ayuu ka badbaaday weerar ay soo qaadeen ciidamadii Jarmalka kaasoo ka dhacay kanaalka Ingiriiska, waxaana weerarkaas lagu dilay in ka badan 70 ka mid ahaa shaqaalihii la socday markabka HMS Capel.

Waxaa badbaadiyay ciidamadii badda ee Mareykanka, waxaana loo qaaday Faransiiska si uu u soo kabsado dhacdadaas.

Waxay ka dhigneyd in maamulkii Ingriiska ee xilliggaas aanay war ka heyn in uu noolaa.

Farriinta hambalyada dhalashada ah ee uu soo diray boqor Charles iyo xaas kiisaQoraalka sawirka,

Farriinta hambalyada dhalashada ah ee uu soo diray boqor Charles iyo xaas kiisa

'Illinta farxadda'

Markii uu yimid gurigii waalidiintiisa isagoo aan la shaacin imaanshihiisa, waxaa la rumeysan waayay sida ay ku dhacday arrintan ah in la arkay ninkii lagu tirinayay in uu dhintya.

"Qoyskeyga waxaa ka timid illin farxadeed k markii ay albaabka ka fureen oo ay ogaadeen inaan anigu ahay," ayuu yiri.

"Waan xasuustaa walaashay oo kasoo carartay goob teleefoonada laga waco si ay ugu sheegto ilmaadeeraday iyo adeerkay iyo abtigay in aan la ii arkay an igoo xaaladdeyda ay wanaagsan tahay".

Farriinii loo diray qoyska afar maalmood dagaalka kadib

XIGASHADA SAWIRKA,MURPHY FAMILY

Qoraalka sawirka,

Farriinii loo diray qoyska afar maalmood dagaalka kadib

Sanado badan ma uusan jecleyn inuu ka hadlo weer arkii To rpedo ee lagu qaaday markabkii uu saarnaa ee HMS Capel bal se dhawaan ayuu si faah faahsan ku sa absan dagaalkaas siiyay wesbite ay leeyihiin ciidamada badda.

"Dharkaygu wuxu jeexjeexmay kabahiina wey iga bax een," ayuu yiri. "Markii aan ku dhacay badda oo aan miyirsaday waxaan ku guuleystey inaan dabaasho ,waxaa ii suurtagashay in aan ku biiro lix ama toddobo qof oo kale oo badbaaday"

"Laba saacadood ka dib waxaa i soo qaadday doon uu leeyahay Maraykanka, waxaana la i geeyay Cherbourg Harbor ka dibna waxa aan u sii gudbay isbitaalka American field oo qiyaastii saddex mayl inoo jiray"

"Qofna ma diiwaan-gelin magacayga, darajadeyda ama magaca markabkii aan saarnaa, baaritaan caafimaad oo la ii marsiiyay, xooggaa cunto ayaa la ii sii yay subixii dambana isbitaalka ayaa la iiga soo saaray".

Morrell Murphy markii dambe wuxuu dib ugu laabtay ciidamadii badda

XIGASHADA SAWIRKA,MURPHY FAMILY

Qoraalka sawirka,

Morrell Murphy markii dambe wuxuu dib ugu laabtay ciida madii badda "Dhar cusub la iima siin, waxaanan dib ugu soo laabtay de kedda anigoo kabo-la'aan ah anigoo xiran shaar uu ku dad atay shidaal" "Aniga xilliggaas waxbo kalama socon farriin telegram aheyd oo loo diray hooy aday oo ku sugneyd Lisburn taa soo ku taariikhsaneyd 30 December 1944 laakiin waxaa warqaddii furay aabahay.

"Waxay u qornayd sidatan: 'Aad baan uga xumahay ina an kuu sheego in wiilkaaga H M Murphy la soo sheegay in la waayay isagoo loo malaynayo in lagu dilay dagaal."

Kadibwaayo-aragnimadiisa ku aadan in geeri lagu tiriyay Morrell wuxuu ku soo noqday ciidanka badda ilaa dhammaadka dagaalkii labaad ee adduunka.

Ka dib waxa uu shaqo ka helay dawladda ka hor intii aanu hawlgab noqon.

Dhalashadiisii ​​100aad waxa warqad usoo diray Boqor Charles III, isaga oo ugu hambalyeeyay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip