HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 2-DA FEBARAAYO 2023-KA

0
Thursday February 02, 2023 - 08:37:18 in Wararka by
  • Visits: 413
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 2-DA FEBARAAYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Shirkii Xasan Sheekh, Abiy Ahmed, Gee lle iyo Ruto oo laga soo saaray WAR-MURTIYEED SHIRKA

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-gee sood ah oo ay wada qaateen madaxda, madaxw eynaha Kenya William Ruto, madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo ra’iisul wasaaraha Itoo biya Abiy Axmed, oo iyagu galinkii hore ee Dorraad soo gaaray Muqdisho.

Shirkan u furmay madaxda Soomaaliya, Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya ayaa lagaga arr insanayey sidii loo mideyn lahaa hawl-galada lagu cirib-tirayo argagixisada, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Villa Somalia.

Madaxda ayaa waxay fallaanqeeyeen hannaanka fulinta qorshaha Muqdisho ee ka soo baxay shirkii maalmihii la soo dhaafay ay yeesheen wasiirrada ga ashaandhigga iyo taliyeyaasha ciidamada xoogga da lalka Soomaaliya, Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti.

War-murtiyeed shirka laga soo saaray ayaa lagu she egay inay madaxda ay isla garowsadeen baahida loo qabo iskaashi sare loogu qaadayo garab is-taagga dalalka deriska ah ee la xiriira dagaalka ay Soomaal iya kula jirto kooxda Al-Shabaab.

Sidoo kale madaxdan ayaa wadajir u bogaadiyey guulaha ciidamada Soomaaliyeed ay ka gaareen ho wl-galadii lagu xoreeyey deegaano badan oo ka tir san dalka, kuwaasi oo argagixisadu ay ka soo male egi jireen falalka gurrucan iyo amni darrada heer dal iyo heer gobol.

Waxay sidoo kale madaxda isku raaceen in la sameeyo howlgal wadajir ah oo lagu qaadayo gooba ha ay ku harsan yihiin argagixisada si gebi ahaanba Soomaaliya oo dhan looga xoreeyo Al-Shabaab, lo ona fududeeyo dhimista ciidamada ATMIS iyo in si tartiib tartiib ah mas’uuliyadda amniga Soomaaliya loogu wareejiyo ciidamada Soomaaliya.

"Waxaa lagu heshiiyey in si wadajir ah loo qorsh eeyo oo loo abaabulo olole hawlgal oo xooggan oo dalalka safka hore ah, kaasi oo lagu baadigoobayo laguna burburinayo Al-Shabaab, howlgalkaasi oo jihooyin badan ah, laguna beegsanayo meelaha mu hiimka ah ee Al-Shabaab ay kaga sugan yihiin koonf urta iyo bartamaha Soomaaliya. Ololahan xasaasiga ah ee waqtigiisa ku imanaya ayaa ka hortagaya in canaasiirta ay u gudbaan gobolka,” ayaa lagu yiri war-murtiyeedka.

War-murtiyeedka ayaa intaas ku daray in madaxa ay qireen codsiga dowladda federaalka Soomaaliya ee ah inay hesho ballan-qaadka iyo taageerada dalal ka deriska ah ee ay ciidamada ka joogaan Soomaa liya si ay ugala qayb qaataan ciidamada xoogga dal ka Soomaaliyeed ka guuleysashada iyo burburinta kooxaha argagixisada.

Waxay sidoo kale soo dhaweeyeen codsiga daw ladda Soomaaliya ee ah in la helo taageero lagu qal abeeyo cutubyada cusub ee Ciidamma Xoogga Dal ka iyo in kor loo qaado awoodda hub ee cutubyada Ciidamada Xoogga Dalka ee hadda howlgala.

Shir madaxeedka ayaa sidoo kale isku raacay mu hiimada ay leedahay in la sameeyo hab wadajir ah oo loo sugo amniga xuduudaha, si loo baabi’iyo dhaq dhaqaaqyada argagixisada ee ee xuduudaha iyo xaqiijinta marin sharci oo ay helaan ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqa dadka.

Madaxda shirka ka qeyb gashay ayaa dhanka kale waxay ka codsadeen saaxiibada caalamka in ay taageeraan dadaallada xasilinta goobaha laga xor eeyey kooxda Al-Shabaab si loogu fududeeyo DFS inay gaarsiiso adeeggeeda aas-aasiga ah iyo fidinta maamulkeeda. Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sh. Max amuud ayaa ugu dambeyntiina uga mahad-celiyey madaxda dalalka Kenya, Itoobiya, Jabuuti sida ay u ajiibeen marti-qaadka uu u fidiyey, isagoo oo tilmaam ay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ka go’ an tahay adkeynta xasilloon ida gobolka iyo dab ar-goynta argagixisada.

Shirka ay Dorraad Muqdisho ku yeesheen madax da dalalka ay ciidamada ka joogaan gudaha Soomaa liya ee qaybta ka ah howl-galka ATMIS ayaa ah kii u gu horreeyay ee noociisa ah oo ay dowladda Sooma aliya marti-geliso, waxaana uu ku soo beegmayaa, ayada oo lasii xoojiyay dagaalka ka dhanka ah koox da Al-Shabaab.

Hoos ka Aqriso war-saxaafadeedka oo dhameystiran

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Sharciga La dagaalanka Argagixisada

Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka oo Habeen hore shir aan caadi ahayn ku yeeshay Xaru ntooda Magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay laba Hindise Sharciyeed iyo heshiis is afgarad ganacsi.

Shirkan oo uu shir guddoomina yay Raysal Wasaare Xamse Ca bdi Barre ayuu goluhu ku ansix iyay Sharciga La dagaalanka Ar gagixisada, Sharciga Socdaalka iyo heshiis iskaashi ganacsi oo Somaliya ay la gel ayso Uganda.

Afhayeenka XFS, Farxaan Maxamed Jimcaale oo geba-gabadii shirkaasi Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Sharciga La dagaalanka Argagixisada uu muhiim u yahay dalka, xilligan oo dalku uu ka socdo dagaalka ay hormuudka ka tahay DFS, ujeedkiisuna yahay in lagu wiiqo kooxaha argagixisada.

"Midka koowaad wuxuu ahaa Hindise Sharciyeed ka La dagaalanka Argagixisada, oo ahmiyad gaar ah u leh wadanka Soomaaliyeed, xilligan lagu jiro daga alka lagu ciribtirayo kooxda Khawaarijta ee Al Shaba ab.” Ayuu yiri Afhayeenka.Afhayeenka ayaa yiri "Waxaa sidoo kale Golaha Wasiiradu uu ansixiyay Hindise Sharciyeed kale oo ay soo bandhigtay Wasa aradda Amniga Gudaha, oo la xiriira Socdaalka, kaasoo isna wax weyn ku soo kordhin doona Arrimaha Socdaalka.”

Sharciga La dagaalanka Argagixisada ayaa ku qo toma, sidii kooxaha argagixisada dalka looga ciribtiri lahaa, waana sharci qeexaya waxa ay argagixiso tahay.Warbaahinta ayaa fahamsan in sharcigan lagu saleeyay Dastuurka Qabyo Qoraalka iyo qaraarada Q/Midoobey ee la dagaalanka iyo ka hortagga argagi xisada, waxaana uu adkeynaya caddaaladda & daba galka, xaqiijinta iyo caddeymaha falalka argagixiso.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo 6-dii bi shii August ka hadlayay Xarunta Taliska Ciidanka Bo oliska Soomaaliyeed ee M/Muqdisho ayaa Xildhibaa nada Baarlamaanka ugu baaqay inay ansixiyaan Xe erka La dagaalanka Argagixisada.

Dowladda Madaxweyne Xasan Sh. ayaa la eeg aya waxa ay ka qaban doonto arrinta amniga dalka, oo caqabadda ugu weyn ee horgudbana ay Al Shab aab tahay.

IGAD oo maqaam sare u aqoonsatay Ugaas Maxa mud Cali Ugaas (Faah-

faahin)

Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka mid ah Duu babka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa loo aqoonsad ay mid ka mida shakhsiyaad ka muhiimka ah ee shaqada wanaagsan u qabta bulsha da

Warqad shalay ka soo baxd ay Urur Gobaleedka IGAD ay aa Ugaaska loogu magacaab ay inuu xubin ka noqdo Gole cusub oo ay isugu imaa nayaan shakhsiyaadka caanka ah ee loo tixgeliyay inay waxqabad weyn u hayaan bulshooyinka ku nool gobalka Bariga Afrika.

Shir ka dhacay Mombasa oo ay martigelisay Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu martiqaaday Duubabka dhaqanka iyo shaqsiyaadka u dhaq dhaqaaqa bul shada, waxaana golahan cusub ee loo yaqaano IGAD Council of Iminent Persons oo xubinnimadiisa ay noqoneyso muddo shan sano ah oo la cusboon eysiinayo hal mar oo kaliya.

Shaqsiyaadka kasoo muuqday ee matalayay dal ka Soomaaliya ayaa waxaa mid ah, Ugaas Maxamu ud Cali Ugaas iyo Dr idil Osman oo qeyb ka ah horu marka Soomaaliya iyo heykalka dowlad dhiska.

Warqad ka soo baxday Urur Gobaleedka IGAD ay aa Ugaaska loogu magacaabay inuu xubin ka noqdo Gole cusub oo ay isugu imaanayaan shakhsiyaadka caanka ah ee loo tixgeliyay inay waxqabad weyn u hayaan bulshooyinka ku nool gobalka Bariga Afrika.

Shir ka dhacay Mombasa oo ay martigelisay Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu martiqaaday Duubabka dhaqanka iyo shaqsiyaadka u dhaq dhaqaaqa bul shada, waxaana golahan cusub ee loo yaqaano IGAD Council of Iminent Persons ayaa xubinnimadii sa waxa ay noqoneysaa muddo shan sano ah oo la cusbooneysiinayo hal mar oo kaliya.

Ra’iisalwasaare Xamza oo la kulmay Guddiga Dhsimaha Dekeda Garacad

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka So omaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Dorraad xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka Mudug.

Guddiga ayaa warbixin faahfaahsan ka siiyay R/ Wasaaraha halka ay marayaan hawlaha dhismaha Dekedda Garacad iyo horumarinta wadada isku xirta Garacad iyo Goldogob oo qiimeyn ay ku sameeyeen.

R/ Wasaaraha ayaa ku boggaadiyay Guddiga haw sha waxtarka u leh bulshada ee ay wadaan, isaga oo intaa raaciyay in Xukuumaddu ay garab taagan tahay mashruucyada lagu horumarinayo ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka.

Mudane Xamse waxa uu sheegay in Xukuumaddu ay si gaar ah u dhiirigelineyso mashruucan isku-tashi bulsho, oo uu tilmaamay inuu tusaale wanaagsan u yahay bulshadu waxa ay qabsan karto.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Md. Shekh Aadan Maxamed Nuur (Mad oobe) ayaa shir guddoomiy ay kulanka golaha wasi irada Koonfur Galbeed

Shirka ayaa looga hadlay Dar dargelinta Wajiga Lab aad ee Shirka Dib U-Hesh iisinta K/G albeed iyo amniga guud ee deegaanada maamulka K/Ga lbeed,waxa ana kulanka ka qeyb galay madax weyn aha dowlad go boleedka K/Galbeed Cabdic asiis Xas an Maxamed Lafta Gareen iyo Gudiga Far samada Shirka Dib U-Heshiisinta Koonfur Galbeed.

Gud.GShBFSayaa halkasi dhawa an kaga qeyb galay wajiga 1aad ee shirka Dib u He shiisiinta K/ Ga lbeed Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Golaha Od oyaasha Dhaqanka Koonfur Galb eed iyo Guddiga Farsamada Shirka Dib u Heshi iniinta KGS

Mareykanka oo cadeeyay mowqifkiisa qorshaha ATMIS ay uga baxayaan Soomaaliya

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta dowladda ay aa shaaciyay mowqifka Mareykanka ee ku aadan qo rshaha ka bixitaanka ATMIS (ex-AMISOM) ee Soom aaliya.

Danjire Larry Andre ay aa waxa uu sheegay in dowladi isa ay taageersan ta hay qorshahan, isaga oo ku tilmaamay mid muhiim ah oo u baahan isku-du barid iyo wada-shaqeyn labada dhinac ah, si loo dha meystiro guula ha nabada iyo amni kusoo dabaalida dalka.

"Waa muhiim qorshaha kala guurka ee xiliga ciid an ka qalabka sida ee Sooma aliya ay kala wareegay aan amaanka dalka, islamarkaana ka bixitaanka cii danka AMISOM ee Soomaaliya ayna amniga la ware egto dowladda dhamaadka 2024-ka,” ayuu yiri.

"Waxaa loo baahan yahay qorshe iyo isku-dubar idid howlahaas oo wada-jir ah oo si wanaagsan la is kula shaqeeyo ayna AMISOM door muhiim ah ay ka ciyaarto sidii loo dha meystiri lahaa guulihii nab adda iyo amni kusoo dabaa lida ee qorshuhu ahaa ayaga oo tallaabo kasta la kaashanaya ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed.”Sidoo kale waxa uu xus ay in Mareykanka uu taa geero ciidamada dowlad da federaalka iyo kuwa gaarka u ah dowlad-goboleedka, ayna ka go’an tahay joogteynta howl-galada socda ee lagu ciribtirayo Al-Shabaab."Waxaa siina tababaro iyo qalabeyn intaba sidoo kale waxaa wada-shaqeyna dhamaan ciidamada qeybahooda sida ciidanka Gorgor oo iyagana tababareen Turkiga, si guud ahaan ayaa u horumarinayna ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya nooc walba oo ay yihiin.” "Me elaha aan ka caawino waxaa kamid ah sida saadka iyo qorsheynta, sidoo kale ciidanka Midowga Afrika ayaa qeyb ka ah taageerada ciidanka qalabka sida, Q/Midoobey iyo saaxiibada kale ee caalamiga ah ayaa door muhiim ah ku leh garab istaaga ciid anka.”

Tayada ciidamada dowladda federaalka ayaa ku soo baxday howl-galada millateri ee laga qaaday gob olada HirShabelle iyo Galmudug, taasi oo muujisay in ciidamada Soomaalida ay isku filan yihiin haddii laga taageero waxyaabaha muhiimka ah.

Wasiirka deegaanka iyo isbadalka Cimil lada XFS oo la kulantay wasiirka arrim aha dibadda Finland

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Ci millada xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Almakhzoumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland

ayaa Dorraad la kulantay Wa siirka arrimaha dibadda Fin land mudane Pekka Haavisto.

Waxay ka wada hadleen xirii rka labada dal iyo iskaashi laga sameeyo isbedelka cimilada iyo taageerada Finland ee dadaalka soo kabashada dalkeenna Soomaaliya.

Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyey in ay wad ajir ah uga qeyb galaan howlg allada ka dhanka ah Al-Shabaab

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ka taageeri doonto dagaalka ka dhanka ah Al-Sha baab, xilli magaalada Muqdisho uu ka socdo shir loo ga hadlayo amniga oo u dhaxeeya wadamada safka hore kaga jira howlaha nabad ilaalinta Soomaaliya.

Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya ay aa kumannaan askari oo mila teri ah ku deeqay si ay u ta age eraan ciidamada Soomaaliya si ay uga adkaadaan Al-Shabaab.

Sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay Milatariga Soo maaliya, Taliyaha Ciidanka Xoo gga Gen. Odawaa Yuusuf iyo dhiggiisa Kenya Gen. Robert Kariuki ayaa wada hadal ku yeeshay Muq disho.

Labada Taliye ayaa ka wada hadlay xoojinta iska ashiga ciidan ee ka dhaxeeya labada dal.

Kariuki ayaa muujiyay sida dal kiisu uu diyaar ugu ya hay in uu door muhiim ah ka qaato da gaalka ka dhan ka ah Al-Shaba ab.

Kenya ayaa horay waxaa uga dhacay weeraro la gu hoobtay oo Al-Shabaab ay ku qaadeen oo galaaf tay nolosha boqolaal muwaadiniin Kenyan ah.

Kooxda Alshabaab ayaa beegsatay magaalooyinka xuduudka sida Mandheera, Wajeer iyo Gaarisa iyo sidoo kale Nairobi iyo deegaano ka tirsan gobolka xeebta.

Taliyaha ciidamada XDS, Gen. Odawaa ayaa xa qiijiyay in Soomaaliya ay kala shaqeyn doonto Kenya sugidda ammaanka xuduudaha u dhaxeeya dalalka, isagoo sheegay in Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay Kenya la wadaagta xogta sirdoonka

Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii Pesha war ee ka dhacay Pakistaan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xoog gan u cambaareysay qaraxii dhimashada badnaa 30-kii bishii Janaayo ka dhacay Masjid ku yaalla maga alada Peshawar ee dalka Pakistan.

Qaraxaasi, oo uu fuliyey qof ismiidaamiyey, ayaa wxaaa ku dhintay ugu yaraan 101 qof, ayada oo 225 kale ay ku dhaawacmeen. Dhibanayaasha ayaa bad ankood ahaa saraakiil boolis.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibad da iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa lagu sheegay in Soomaaliya "ay si weyn u cambaareyneyso falalkan dambiyada ah iyo inay si joogto ah u diidan tahay dhammaan noocyada rabshadaha iyo argagixisada ee looga gol leeyahay in lagu waxyeeleeyo amniga iyo xasilloonida, kuwaas oo ka horimanaya qiyamka iyo mabaadii’da aadanaha.” Wasaaradda ayaa tacsi u dirtay dowladda iyo dadka Pakistan ay ehelkooda ku waayey qaraxyada, aya da soo kabasho deg deg ah u rajeysay dhaawacyada.

Weerarka Peshawar ayaa ahaa mid ka mid ah weera radii ugu dhimashada bad naa ee ka dhaca magaala da oo ku taalla meel 20 km u jirta xuduudda Afghani stan.

Peshawar ayaa waxaa marar badan ka dhacay weeraro ay fulisay kooxda Tehreek-e-Taliban Paki stan (TTP), oo loo yaqaan Taalibaanta Pakistan. Ha se yeeshee kooxda ayaa markan iska fogeysay weerarkan

.Ilyaas Sheekh Oo Loo Doortay Kursiga Xildhi baan Uu Baneeyay Taliye Mahad Salaad

Wararka ka imanaya magaalada Dhuusa-mar eeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa shee gaya in Ilyaas Sheekh Axmed Ibraahim loo doortay xildhibaanka kursiga Hop147, kadib markii ay u tanaasushey musharaxii la tartamaysay ee Aamino Tahliil Wars ame.

Gudoomiyaha gudiga KMG ee Doo rashada kuraasta ka banaan baarla maanka 11-aad ee JFS ayaa ku dha waaqey in Ily aas Sheekh kursigan uu ku qaatay Cod gacan taag ah oo dhan 86-xubnood oo ergadiii codeyneysay ah.

Kursigan oo uu hore u baneeyay taliyaha NISA Mahad Salaad ayaa la iska sii ogaa natiijadiisa iyo inuu kusoo bixi doono shaqsigan loo xiray oo gadaal uu ka riixayay taliye Mahad.

Xildhibaan Ilyaas oo hore u ahaa madaxii hay’a dda NRC ee Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa bal anqaaday inuu ka shaqeyn doono danaha dadka uu baarlamaanka ku metelo beesha, isagoo u mahad celiyay cid kasta oo kaalin ku leheyd guushiisa.

Tallaabo ay qaaday DF oo meesha ka saareysa dhaqaale ay heli jirtay Kenya

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan soo saartay amar ay hay’adaha gar-gaarka iyo kuwa horumarinta ku faraysay inay sida ugu dhaqsiyaha badan ugu soo guuraan dalka.

Amarkan oo kasoo baxay wasa aradda qorsheynta iyo maalga shiga caalamiga ah ayaa waxa looga gol leeyahay in kor loogu qaado dakhliga dalka iyo arrimaha shaqo abuurka.

Go’aankan oo faa’iido badan u leh Soomaaliya, ayaa dhanka kale waxa uu meesha ka saaraya dakhligii fa raha badna ee hay’adahan gelin jireen dalka Kenya.

Hay’adahan ayaa intooda badan hadda de gan Kenya, wa xaana muddooyinkii dambe faa ’iido badan ku qa bay dalkaasi, haday noq oto madaxda iyo shaq aalaha ay qaadanayaan iyo haddii ay noqoto khara shka ay bixinayaan.

Marka ay hay’adahaan usoo guuraan dalka wax ay kusoo kordhinayaan dhakhliga ay ku kireystaan gaadiidka, guryaha, agabka ay iibsadaan, cuntada iyo dhamaan tas-hiilaadka kale oo ay xitaa isgaars iinta kamid tahay.

Fa’iidada kale ee arrintaan ay leedahay ayaa wax aa kamid ah in gudaha dalka ay ka qabsoomaan sim inaarada, shirarka, aqoon isweydaarsiyada, daraas ad aha iyo dhamaan howlaha kale, kuwaasi oo ka soo xaroonaya dakhli gudaha ah.

War-saxaafadeed Isniintii kasoo baxay wasaar adda qorsheynta ayaa waxa hay’addahaas loo qabt ay si ay u fuliyaan amarkaan muddo laga bilaabo 30 Janaayo 2023 illaa 31 Maarso 2023.

Go’aankan cusub ayay ku sheegtay wasaaraddu "in ay qaadatay ayada oo la tix-gelinayo xaalada amni ee waddanka oo soo hagaageysa kadib howl-galada guuleystay ee ka dhanka ah argagixisada.”

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la yeeshay saraakiisha taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Tama rta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Maxamuud Cabdi Kaarshe ayaa Dorraad kulan la yeeshay sara akiisha taliska ciidamada Mareykankla AFRICOM ee Saldhigoodu yahay magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa kala ha dlay Saraakiisha AFRICOM xoo jinta howlgalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab, isla marka ana ay labo jibaaraan taageeradooda howlgalada dhinacyada cirka iyo dhulka ah ee ciidamada Soom aaliyeed ay dalka ka wadaan.

Madaxwayne Qoor Qoor ayaa Taliska Africom ka dalbaday in Galmudug ay kala shaqeeyaan dib u soo kabashada dadka degaanka ee dhibaatooyinka ay u gaysteen kooxda al-shabaab, sidii loogu samayn la haa adeegyada bulshada sida Biyaha, Caafimaad, Waxbarshada oo dhammaan ay burburiyeen Argag ixisadu sida uu yiri

Saraakiisha Taliska Africom ayaa balan qaaday Inay joogtaynayaan howlgalladda ka dhanka ah al shabaab, waxayna ka mahadceliyeen wada shaqayn ta ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Ga lmudug kala dhexeysa, iyagoo dhanka kale tilmaa may inay garab taagan yihiin bulshada tabaalaysan ee reer Galmudug.

Taliska Maraykanka ee Africom ayaa ka mid ah saaxiibada dowladda Soomaaliyeed ka taageera la dagaalanka agagixisada iyo horumarinta adeegyada Bulshada meelaha laga saaro al-Shabaab

Somaliland oo Puntland uga digtay in ay diwaan galin ka samayso Dhahar

Xukuumada Somaliland ayaa Puntland uga dig tay in ay diwaangalinta doorashada ka samayso dee gaanka Dhahar, iyadoo taageertay diidmo ay sha cabku ka muujiyeen qaadashada kaadhka codaynta Puntland.

Wasiirka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga Somaliland Axmed Aadan Gu ray, oo ka hadlay mudaharaad dadka de egaanka degmada Dhahar ay ku dii deen in ay qaataan kaadhka codaynta Puntland, ay aa Puntland ugu baaqay in ay go'aanka shacabka ixti raamto. "Waxan hada shir saxafadeedkan u qabtay, in dadku waxayna doonayn aan lagu qasbin, dadkani way tashadeen, go'aan bay gaadheen, go'aanka ay gaadheena iyaguna kama noqonayaan, kuwa do onaya in ay socodsiiyaana u suuroobi mayso"

Waxa uu sheegay in bulshadu go'aan ku gaadhay in anay Puntland deegaankooda wax diwaangalin ah ka samayn, kadibna maamulka Puntland uu xoog sha cabka u isticmaalay kadib markii ay shacabku diid een in ay qaataan kaadhadhka codaynta dowlad gob oleedka Soomaaliya ee Puntland.

Waxa uu Puntland uga digay in ay cabudhiso shac abka isaga oo sheegay in uu Puntland usoo jeedin ayo in anay waxyeelayn amniga deegaanada, waa si da uu hadalka u dhigaye.

Dadweynaha degmada Dhahar ayaa ka mu doharaaday diwaangalinta codbixiyayaasha oo Puntl and doonaysay in ay deegaankan ka fuliso, waxaana jira isku dhac dhex maray booliiska Puntland iyo shacabka.

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay deegaanka Beerxaano ee gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xo ogan oo Dorraad ku dhexmaray ciid amada dow ladda Soomaal iya oo kaashanaya kuwa dib u xur eynta de egaanka iyo daga alama yaal ka tirsan kooxda Al-shabaab deegaanka Beerxaano oo ka mid ah deeg aanada hoostaga M/Baledweyne.Dagaalka ayaa yi mid kadib markii ciidamada is garabsanaya ay ka war heleen xubno ka tirsan Shabaab oo isku aru ursanaayay dee gaanka, islamarkaana ay weerar ku qaadeen goobtii ay isku aruursanayeen xubnaha ka tirsan Shabaab.

Waxaa la tilmaamay in dagaalka uu ahaa mid aad u xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kal a duwan oo waliba laga maqlaayay meelo ka fog fog halka uu dagaalka ku dhexmaray ciidamada is gara bsanaya iyo Al-shabaab.

Dagaalka oo qaatay mudo ka badan 1 saac oo xiriir ayaa labada dhinac waxaa kala gaaray gurmad yo ciidan, wararka hordhaca ee aan ka haleynay kha saaraha ka dhashay dagaalka ayaa sheegaya iney ku dhinteen 4 ruux oo labada dhinac ah, sida uu sha bakada HOL u sheegay mid ka mid dadka ku sugan deegaanka Beerxaano ee gobolka Hiiraan.

Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa warbaah inta gudaha waxay u sheegeen in dagaalka ay khas aare xoogan ku gaarsiiyeen Al-shabaab, walow ays an carabaabinta inta uu dhan yahay khasaaraha, iya goo intaa ku daray in Shabaab ay ka saareen deega ano ay ka mid yihiin Beerxaano Tarashante Dhoqor iyo kuwa kale oo dhamaantood dhaca dhinaca Koo nfureed ee M/Baledweyne.Xigasho:-Hiiraan.com

Meydka nin Soomali ah oo la helay ka dib markii labo bilood kahor lagu waay ay magaalada Edmonton ee gobalka Alberta Canada

Ali Hussein Jibril oo ka mid ahaa wax garadka So omalida lana la’aa tan iyo bilowgii bishii December ay aa galbta maydkiisa laga helay koof urta magaalada Edmonton ee gobal ka Alberta.

Ciidamada booliska ee Edmonton oo tan iyo ma rkii ninkaan la waayay waday baadi-goob ayaa ehelada Ali Hussein u sheegay in ay heleen maydkiisa oo gaari ku dhex jira.

Lama garanayo nooca gaarigu ya hay iyo waxa ka danbeeya dilkiisa to ona, waxaana ciidamada boolis ku wadaan baadhit aan arrintaas kusaabsan.

Bilowgii bishii December ayaa ninkaan la waayay kadib markii uu carruurtiisa geeyay iskuul aan ka fog ayn gurigiisa, waxaana markaa kadib gurigiisa horti isa laga helay gaarigiisii iyo telephone-kiisii.

Arrintaan ayaa noqotay mid ku cusub somalida ku nool Edmonton iyo guud ahaan Canada, waxayna ku abuurtay argagax iyo cabsi.

Ilaa hadda bulshada Somalida ah ee kunool Edmont on ayaa ka warsugaya natiijada kasoo baxda baadhit aan, waxayna sheegeen inay la xiriireen booliska ba lse wax faah faahin ah oo ku aadan cidda ka dambay say dilka ninkaan aysan ciidamadu la wadaagin.

Ali Hussein, wuxuu ka tagay saddex caruur ah iyo hooyadood, wuxuuna Canada kunoolaa in ka badan 20 sano sida qaar ka mid ah qaraabadiisu u sheeg een BBC-da.

Magaalada Balad Weyne oo lagu xiray odayaal kulan la yeeshay Al Shabaab M/Balad Weyne

M/Balad WeyneImage caption: M/ Balad Weyne

Odayaal dhaqameed dhawaan la kulmay kooxda Alshabaab, ayaa milateriga Soomaliiya waxay ku x ireen magalaada Balad Weyne ee gobolka Hiiraan.

Waxay ku eedeysay dowladda Soomaaliya odayaa shani in koox la mannuucay in ey xiriir la sameeyeen.

Arrintaan ayaa imaanaysa iy adoo qaybo ka mid ah goboll ada Soomaaliya uu ka socda howlgal ka dhan ah Al-shab aab.

Dagaalkani ayaa waxaa si wadajir ah isaga kaa shanaya dadka deegaannada iyo ciidamada dowla dda . G/le Dhexe, Maxamuud Xasan Ibraahim Baaka ay, oo ah taliyaha Guutaada Shanaad ee fadhigoodu yahay magaalada B/weyne, ayaa sheegay in odaya ashan ay heshiis iyo kulan la qaateen Alshabaab, taa soo aaney la soconin qabaa’ilada ay ku matalayeen.

Awdal oo looga dhowaaqay bannaanbax la xiriira xasuuqay geysteen ciidamadii SNM

M/Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa wax aa lagaga dhawaaqay banaanbax looga soo horje edo xasuuq ay ciidamadii jabhada SNM ee Korneyl Muuse Biixi, oo hadda ah madax weynaha Somal iland ay ka geys teen gobolkaasi 1991-kii.

Guddiga qaban-qaabada ban na anbaxan oo la hadlay warbaah in ta ayaa shee gay in isku soo bax an ay iclaamiy een lo ogu ducayna yo dadkii ay laay een ciidamadii SNM, kuwaasi oo ay ku tilmaameen "shuhado”.

Bannaanbaxan ayaa waxa uu ka qabsoomi doona M/Boorama 4-ta bisha Febraayo, sida ay sheegeen guddiga qaban-qaabineysa isku soo bax an.

"Dhamaan waxaa ugu baaqeyna bulshada gobol ka Awdal meel kasta oo ay joogaan inay ka qeyb qa ataan oo ay xusaan maalinta shuhadada oo ku beeg an 4-ta February, sidoo kale waxa aan aad ugu baa qeyna aqoonyahanka, macalimiinta, ardayda, hooy oyinka iyo dhamaan dhalinyarto inay iskugu yimaad an dhigtii Boorama halka ay ka dhacday oo halkaas ugu duceyno shuhadadeena.”

"Bulshada waa in ay iskugu yimaadan 9-ka suba xnimo goobta loo asteeyay. Qofkasta oo reer Awdal ah waa in uu kasoo qeyb-gala banaanbaxan, ayna ka qeyb qaatan baaqan.”

Banaanbaxan looga soo horjeedo xasuuqii ay ge ysteen SNM ayaa sidoo kale waxa qeyb ka ah ma suuliyiin ka tirsan DFS oo uu kamid yahay xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf, oo ka soo jeeda gobolka Awdal.

"4 Feberuary, waa maalintii SNM oo wadata ciid amadii dhergi-ga ay xasuuq ba’an ka gaysatay dham maan gobolada galbeedka, waxan dadkaasi Ilaahay uga baryayaa ku baxay gacanta ka xaqa daran inuu janooyinkiisa ku casuumo. Aamin, Aamin,” ayuu xil dhibaan Ayuub ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook.

Majiro wax war ah oo kasoo baxay xukuumadda Somaliland iyo maamulka gobolka oo la xiriira ban aanbaxan la iclaamiyay, ayada oo dadka qaarkood ay walaac ka muujiyeen in isku soo baxan uu isku ba dalo rabshado horleh.

Ma aha markii u horeysay ee banaanbax noocan ah looga dhawaaqo magaalada Boorama iyo guud ahaan gobolka Awdal, hase yeeshe waxa ay xiligaan kusoo aadaysa ayada oo kacdoon looga soo jeedo Somaliland iyo hogaankeeda uu ka taagan yahay M/Laascaanood, taasi oo ay u maara-weyday xukuu madda.

dhawayd ka bilaabay guriga madaxweyne Joe Biden ee Delaware

FBI-da Mareykanka ayaa baaraysa guriga madax weyne Joe Biden ee Delaware taasoo qeyb ka ah ba aritaanka dukumentiy ada sirta ah, ayuu yiri qar een kiisa.

War qoraal ah oo uu soo saaray qareen ka Mr Biden ayuu ku sheegay in baarita anka uu ahaa mid qorsheysan iyadoo ho wlgalku uu yahay mid uu madaxweynuhu si buuxda u taageerayo.

CBS ayaa ka warbixisay in baaritaanku uu la xiriiro baaritaan ballaaran oo lagu maareynayo dukumen tiyada qarsoodiga ah. FBI-da weli kama aysan hadlin baaritaanka. Maadaama baaritaanku ahaa mid la isku raacay, ma jirin wax ogolaansho ah oo la arkay.

Qareenka Mr Biden, Bob Bauer, ayaa sheegay in ba aritaanka la sameeyay iyadoon ogaysiis hore loo siin dadweynaha iyadoo loo eegayo amniga howlgalka iyo daacadnimada.

Baaritaanka ayaa ah kii ugu dambeeyay ee taxane ah oo laga sameeyay meelo kala duwan, ka dib markii laga helay dukumeenti sir ah Xarunta Penn Biden oo ku taal Washington DC bishii Nofembar.

Dukumiintiyo dheeri ah ayaa laga helay guriga Mr

Biden ee Delaware baaritaanadii xigay ee la sameey ay bilihii Disembar iyo Janaayo.Mr Biden waxa uu sheegay in kooxdiisu ay samaysay waxa ay ahayd inay sameeyaan ayna si buuxda ula shaqaynayaan baaritaanka.

Madaxweynaha Iiraan oo sheegay inaay diyaar u yahiin dhageys iga dalabaadka dibadbaxayaasha

Madaxweynaha Iiraan Ibrahim Ra’iisi, ayaa shee gay in dalalka cadowga ku ah Iiraan ay ka careysan yihiin awoodda dalkiisa, si taasi meesha looga saar ana ay qeyb ka yahiin abaabulka dibadbaxyada.

Ra’iisi, ayaa sidoo kale sheegay in dowladdu ay diyaar u tahay inay dhageysato dalabaadka dibadbaxay aasha, isla markaana ay ku dadaale yso sidii ay u sameyn lahayd xarumo ay ku wada hadlaan dhallinyarada, aqoonyahanada iyo waxgaradka dalkaasi.

"Waa in la dhagaysto dalabaadka mudaaharad ayaasha, golaha sare ee kacaanka waxaanu go’aan saday in la sameeyo xarumo lagu wadahadlo, cid wal bana ra’yigeeda la dhagaysto, annagana haddaan nahay xukuumadda diyaar baanu u nahay mar walba arrintaasi, dhamaan shaqaalaha dawladda ee gobo llada dalka waa inay abaabulaal shirar lala yeelanaya dhallinyarada, aqoonyahannada iyo wax-garadka si loo ogaado dalabaadka dadka, waxana looga qabto tabashadooda” Ayuu yiri Madaxweynaha Iiraan Ibrahim Ra’iisi.

Dhanka kale, ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Iiraan, Robert Malley, ayaaqoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in Marayk anka uu taageerayo xuquuqda aasaasiga ah ee Sha cabka Iiraan.

Dad ku dhintay dabeylo wata qaboow daran oo dhacay Mareykanka

Ugu yaraan laba qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhi nteen dabeylo baraf wata oo Talaadadi Dorraad ku dhiftay qeybo badan oo ka mid ah gobollada koofurb ari ee Mareykanka.

Labada qof ayaa ku dhintay shil ka dhacay mid ka mid ah waddooyinka waaweyn ee gobolka Texas, si doo kale laba sarkaal oo ka mid ah ciidanka booliska jidadka ayaa ku dhaawacmay shil baabuur.

In ka badan 1,700 oo duullim aad ayaa dabeylahaasi qabo ow dartood loo baajiyay guud ahaan Mareykanka saacadihi lasoo dhaafay. Dabeyl aha ayaa saameeyay ku dhawaad 40 milyan oo ruux.

Khubarrada saadaasha hawada ayaa ka digay in dabeylahan barafka wata ay saameyn doonaan laga soo billaabo galbeedka Texas ilaa gobolka West Virginia.

SIDA KALIYA EE LAGU QABSAN KARO CEELBU UR, GALHAREERI IYO

 CEELGARAS – FALLAN QEYN

Degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud waa bartilmaameed weyn marka laga hadlayo dagaalka dowladda iyo shacabka iskaga dul-qaadayaan Al-Shabaab.

Ceelbuur waxa waqti fog ka talinay ay Al-Shabaab. Kal xukunkii hore ee madaxweyne Xasan S ayaa mar AS laga saaray magaalada, markaas oo duulaanka kaalin ku lahaayeen ciidanka Itoobiya, waxaa kale oo la xasuusta inuu xili gaas madaxweyne Xasan Sheekh uu tagay Cee lbuur.

Xilligaas ayada oo deegaanada kale la aadin ayuu madaxweyne Xasan Seekh amray in la qabto Ceelbuur, Dorraad oo xukunka kusoo laabtay dow laduna sidii hore ka xoog badan tahay shacabkuna ay go’aankooda ku biiriyeen in Al-Shabaab la bixiyo waa iska cadahay inay Ceelbuur bartilmaameed weyn u tahay madaxweyne Xasan Sheekh.

Billo ka hor madaxweynaha waxa uu calaamade eyay qabashada laba bartilmaameed oo ahaa Aadan Yabaal iyo Xarardheere, labadiina waa laga saaray Al-Shabaab weliba qabashadooda waxay sahashay in deegaano kale soo galaan gacanta dowladda. Ha dda, waxa u weyn ee la sugayo waa inuu madaxwe ynaha farta ku fiiqo Ceelbuur, taas ma dheera mana dhib badna.

Xogaha laga helayo Ceelbuur iyo magaalo oyinka u dhowdhow waxay sheegayaan in horjoogayaashii Al-Shabaab iyo qoysaskoodii laga soo saaray Mas aajid Cali-Gaduud, Aadan Yabaal, Galcad, Ceeldhe er iyo Xarardheere inay kusoo qaxeen Ceelbuur, Ga lhareeri, Ceelgaras iyo deegaanada u dhowdhow Ceelbuur, halkaas oo hadda ay kirada guryaha qaali noqotay.

Dagaalkan joogsan maayo illaa laga soo afjaro Al-Shabaab sida uu sheegay madaxweyne Xasan Sh., haddaba maxaa la gudboon dadka degan Ceelbuur, Galhareeri, Ceelgaras iyo deegaanada ku xeeran.

1. Inaysan kooxda ka aqbalin dagaal: Al-Shabaab waa awoodi waayeen inay ku dagaalamaan deegaa nadii laga soo saaray, waxaa sabab u ahaa inay qab aa’ilka diideen in quwada dowladda ay ka hortagaan iyo in magaalooyinkooda la burburiyo.

Waxaa jira warar sheegay in Al-Shabaab dadka d gan Ceelbuur iyo naxaawigeeda ay ku qal-qaalina ya an dagaalka nagala qeyb-gala.

Dadka deegaanadaasi kama faham xuma dadkii deegaanada kale ee gacmaha ka taagay inay difaacaan Al-Shabaab, iyada oo Dorraad la idiin diid ay inaad xornimo u ganacsataan, ilmihiinu wax bar taan qaar xoog la idinkaga watay oo dagaal iyo qara xyo ku dhinteen, xoog la idinkaga qaatay xoolihiina, dhaqankiina iyo saldanadiinii soo jireenka ahayd la burburiyay oo deegaanadiinuna 15 sano ay ka dam beeyaan Soomaalida kale.

In Dorraad haddana Al-Shabaab idin weydiistaan intiina hartay dagaalka gala oo ku dhamaada magaa ladana ha la-duqeeyo oo ha la dumiyo, kadibna aad aqbashaan waxay idinku noqon doonta khasaare la gu karfanay khasaare kale iyo taariikh xumo aan tirmi doonin.

Reer Ceelbuur haddii ay Al-Shabaab u sheegaan inaanay dagaalka qeyb ka noqon karin sidii magaal ooyinka kale iyaga ayaa iska bixi doona iyaga oo aan xabad ridin.

2. Inaysan shacabka duurka gabaad ugu noqon kooxda: Al-Shabaab dhowr goobood oo ay ka baxe en waxay dadkii deegaanka ku qasbeen qax iyo inay iyaga duurka u raacan si aanay diyaaradah u duqeyn iyadoo loo turayo shacabka.

Sida lala socdo dhamaan deegaanadii Shabeel laha Dhexe dadkii lahaa waa kusoo laabteen. Dad sa bool ah u baahan baad, biyo iyo caafimaad, ca ruurtoodana nolol iyo waxbarasho u raba macquul ma aha in koox argagixiso ah jiqda u raacaan oo ga baad u noqdaan.

Dadka Ceelbuur iyo naxaawigeeda degan dhib uma laabto, odayaasha iyo dadka wax-galka ah ee deegaanka waxaa la gudboon in aanay kooxda ka daba-qixin.

Xilligii Al-Shabaab laga cabsan jiray waa soo dha maatay. Haddii kooxda loo sheego in aanay taas ma cquul ahayn umadda magaalada degan ma wada dhameyn karaan.

3. Dhalinyarada u dagaalanta Al-Shabaab ee ka soo jeeda Ceelbuur: Al-Shabaab ciidan ahaan waa gabal sii dhacaya, waa macquul in fikirkooda uu mu ddo sii noolaado laakiin ciidan ahaan dhul uma sii haysan karaan.

Dhalinyarada Ceelbuur iyo deegaanada ku teed san kasoo jeeda ee Shabaabka ah waxaa la gudbo on in aanay aqbalin in dadkooda la qixiyo, magaalo oyinkooda la duqeeyo iyo in aanay raadin wax ay ma cquul ka dhigi karin.

Dhinaca Wabxo ciidan ayaa ka jooga, dhanka Dhuusamareeb ciidan kale ayaa ka jooga, sidoo kale dhanka Qaayib ayaa ciidan ka jooga.

Dhalinyarada Al-Shabaabka ku jira ee deegaanadaas kasoo jeeda tallooyinka loo jeedinayo waxaa kamid ah inay ciidanka iyo siyaasiyiinta ku xis aabta ah la xiriiraan, iskuna dhiibaan tii oo ay ka faa’ iideysanayaan fursadii madaxweyne Xasan Sheekh ee ahayd cafiska.

By:-Abdullahi Osman Farah Xigasho:-Caasimadda.Net

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya oo loo heysto ‘muuqaal qarsoodi ah’ oo uu sheegay in uu hayo

Wafula Chebukati iyo Raila Odinga

Wafula Chebukati iyo Raila OdingaImage caption: Wafula Chebukati iyo Raila Odinga

Madaxii hore ee guddiga doorashada Kenya, ayaa ku hanjabay in uu tallaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doono hogaamiyaha muc aaradka dalka Kenya, Raila Odin ga, kadib markii uu siyaasigu ku eedeeyay in kooxda codbixinta oo uu ku jiro guddoo miyaha ay gurigi isa ku booqdeen doorashadii sida adag looggu dag aalamay sanadkii hore, sida ay ku warantay warb aahinta gudaha.

Raila Odinga ayaa waday waa yadan danbee isu soo baxyo isdaba joog ah, isagoo ku andacoonaya in Wafula Chebukati uu sameeyay wax isdaba marin, taasoo keentay in uu ku lumiyo tartankiisii ​​shanaad ee madaxtinimada.

Inkastoo maxkamada sare ay meesha ka saartay sheegashadiisa ku shubashada doorashada, Odinga, ayaa dhawaan sheegay inuusan madaxweyne Willi am Ruto, u aqoonsaneyn hogagamiye sharci ah, wux uuna dalbay inuu iscasilo.

Axadii, ayaa wuxuu ku hanjabay Raila inuu baa hin doono muuqaal muujinaya Chebukati iyo kooxd iisa oo imanaya gurigiisa.

Balse Chebukati, ayaa beeniyay in aanay jirin xili ay tageen guriga hoggaamiyaha, isagoo sheegay in sheegashadaasi ay tahay mid been abuur ah, "ayna hoos u dhigtay sharaftiisa."

Qareenka Steve Ogolla, ayaa yiri: "Qofka aan u doodayo waxa uu ka xumaaday in aanad wax taxa ddar ah, ama mas'uuliyad ku dheehan tahay aanad qaadanin, marka aad sheegayso hadalada xun ee ka dhalanaya in macmiilkayaga uu soo gaaray dhaawac sumcadeed oo halis ah, iyada oo la tixgelinayo maq aamkiisa iyo mawqifkiisa guddoomiyihii hore ee IEBC," qareen Steve Ogolla ayaa sidaasi ku sheegay war uu soo saarey.

Qareenada Chebukati, ayaa sido kale Odinga u qabtay toddobo maalmood, si uu u caddeeyo sheega shadiisa, haddii kale ay qaadi doonaan talaabo shar ciga waafaqsan.

Isniintii, madaxweyne William Ruto, ayaa waxa uu la yaabay sababta ay doonayeen iney tagaan guriga Odinga hawl wadeenada katirsan guddiga

XUKUN DIL AH OO LAGU FULIYAY 4 ASKARI OO HORE DILALKA UGU GEYSATAY MEELO KALE DUWAN

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Sooma aliya ayaa Maanta waxaa ay xukun dil toog asho ah ku fulisay Afar askari oo katirsan Ciidamada kala du wan ee dowladda Soomaliya, kuwaas oo horay dilal kala duwan u geystay.

Askartaan ayaa maalmihii la soo dhaafay ay Maxkamadeytooda ka socotay Magaalada Muqdisho, balse ugu dambeyn Maanta ay Maxkamadda Ciida mada dil toogasho ku fulisay.

Askarta Maanta dilka toogashada ah lagu fuliyay ayaa waxaa ay Magacyadooda kala yihiin, Bukhaari Cawil Maxamuud oo NISA ka tirsanaa, Cali Maxa muud Xuseen oo Militarega ka tirsanaa, Cabdi risaaq Axmed Mukhtaar oo Boliiska ka tirsanaa iyo Max amed Nuur Sh. Warre oo isna Booliiska ka tirsanaa.

AFAR ARRIMOOD OO LAGA OGAADAY DILALKA QARSOODIGA AH EE AY

 FULISO DOWLADDA SUCUUDIGA

Dowladda Sucuudiga ayaa gudaha dalkeeda wa xa ay ku fulisaa dilalka maxaabiista, iyadoonan wax diginin ah oo hordhac ah la siin qoysaskooda, ehelka dadkaas ayaa sidaasi BBCda u sheegay.

Heerka dilka ee dalkaasi ayaa ku dhawaad laba laabmay tan iyo 2015 – sida lagu sheegay warbixi nnada ay soo saaraan hay’adaha ka shaqeeya xuq uuqda aadanaha – sannadkaas oo Boqor Salmaan iyo wiilkiisa Maxamed bin Salmaan ay awoodda la wareegeen.

Qoyska Mustafa al-Khayyat ayaa nan la ogaysiin in ninkaasi la dili do ono.

Illaa iyo haatanna ma hayaan xitaa maydkii haddii ay aasan lahaayeen, iskaba daa qabri ay booqdaanee. Maalintii ugu dambaysay ee ay xog ka helaan waxay ku wadahadleen taleefanka xabs iga, markii uu taleefanka dhigayayna waxa uu hooy adii ku yiri: "Hagaag, khadkaan ka baxayaa. Waan ku faraxsanahay inaad caafimaad qabtid.”

Wixii markaas ka dambeeyay ma jirto cid xiriir la yeelatay Mustafa, waxayna aheyd markii ugu damba ysay ee ay qoyskiisa wada-hadlaan.

Sucuudi Carabiya

Bil kaddib, Mustafa waa la dilay – oo waxa uu ka mid ahaa 81 nin oo la dilay 12-kii Maarso 2022, taas oo aheyd toogashii ugu badneyd ee mar qura uu Su cuudigu fuliyo taariikhda dalkaasi.

Magaca Mustafa ayaa ku jira liis dheer oo hadba dad kale lagu darayo oo ay isku soo uruuriyeen koo xda u doodda xuquuqda aadanaha ee Reprieve – taas iyada iyo hay’adda xuquuqda aadanaha ee Euro pean Saudi Organization for Human Rights, ay diiw aangelinayeen dilalka ay fuliso dowladda Sucuudiga si ay ugu daraan warbixin cusub oo ay soo saara yaan.

Iyadoo lagu salaynayo xog la uruurinayay tan iyo 2010, ayaa daraasad la sameeyay waxaa lagu ogaa day:

Heerarka dilalka Sucuudi Carabiya ayaa ku dhaw aad laba laabmay tan iyo markii uu xilka la wareegay Boqor Salmaan 2015, markaas oo uu wiilkiisa Max amed bin Salmaan u magacaabay xilal muhiim ah

Ciqaabta dilka ayaa si joogta loo isticmaalay ay si loo aamusi yo mucaaradka iyo dibadbaxya da, iyadoo sida as lagu jabinayo shuruucda caalamiga ah ee xuquuq da aadanaha, taas oo tilmaamaysa in loo isticmaali karo oo kaliya dambiyada aadka halista u ah Ugu yar aan 11 qof oo markii ugu horreysay ee la xirayay carr uur ahaa ayaa la daldalay tan iyo 2015-kii, inkastoo dowladda Sacuudigu ay marar badan ku celcelisay in ay iska ilaaliso in carruur lagu fuliyo daldalaad

Jirdilku waa "wax ku baahsan” gudaha jeelasha Sucuudiga, xataa carruurta la soo xiro ayaa lagula kacaa Mustafa

XIGASHADA SAWIRKA,AL-KHAYYAT

Hay’adda Reprieve ayaa diiwaangelisay 147 dil oo ay dowladda Sucuudiga ay fulisay sannadkii la soo dhaafay, hasayeeshee waxa ay sheegaysaa in ay suuragal tahay in tiradu ay in taas ka badan tahay. Hay’adda ay aa sidoo kale waxa ay sheegay saa in dalkaasi uu "si khaldan” u isticmaalo ciqaabta dilka ee ka dhanka ah dadka ajaanibta ah – oo ay ku jiraan hawe enka ka shaqee ya gudaha iyo dadka gala falalka maandooriyayaa sha heelkoodu uu hooseeyo.Kudhawaad sannad ay aa laga joogaa, markii saraakiisha ay qoyska Must afa u sheegeen sida loo daldalay isaga iyo raggii ka laba. Walaalkii ka wayn, oo lagu magaca abo Yaasir ayaa sheegaya in taasi ay musiibo u aheyd qoysk ooda. "Ma garanayno in si sharaf leh loo aasay ama in lagu tuuray saxaraha. Wax aan arrintaas ka ogn ahay ma jirto.” XIGASHO:-BBC

MAREYKANKA OO ISKU DIYAARINAYA DAGAAL UU LA GALO WADDANKA 3AAD EE UGU AWOODDA BADAN ADDUUNKA

Ciidamada Mareykanka

Sida ay Mareykanka uga go’an tahay in militerig iisu ay diyaar u yihiin wax walba oo ku saabsan ba dda Pacific waxaa hoosta looga xariiqay shir ka dha cay Aqalka Cad oo ay yeesheen madaxda Mareykan ka iyo Japan. Balse dhanka kale, diiraddan lasoo cus booneysiiyay ee la xiriirta Aasiya waxa ay abuurtay dood culus oo ka dhex jirta mid ka mid ah hay’adaha militeriga ee ugu waaweyn Mareykanka, sida uu qoray Jonathan Marcus oo falanqeeya arrimaha difaaca.

Muran qoys oo aad u ba’an ayaa ka dhex qarxay mid ka mid ah hay’adaha la xurmeeyo ee ciidamada Mareykanka oo lagu maga caabo Marine Corps.

Tiro badan oo ka mid ah taliya yaasha sare ciidankan ayaa saf ugu jira sidii ay u weerari lahaayeen hogg aanka hadda jira iyagoo kasoo horjeeda qorshe hadda socda oo lagu doonayo in dib u hab eyn loogu sameeyo ciidankaas.

Qorshahan ayaa ku saabsan sidii loogu diyaar ga roobi lahaa dagaal dhex mara Mareykanka iyo Shi inaha. Waxaa mashruucan lagu magacaabay Force Design 2030 (oo micnaheedu yahay qaabeynta ciidanka 2030).

Isla markii uu billowday qorshahan waxaa durbadi iba kasoo horjeestay qaar ka mid ah janaraalladii ho wl-gabka noqday ee horay u soo maray ciidankan kuwaas oo ku weeraray saxaafadda si ay u muujiy aan niyad jabkooda.

Saraakiishii hore ayaa sameynayay kulamo joo gto ah iyo siminaarro ay ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan qorshaha wax looga baddalayo qaab dhismeed ciidanka mariiniska, kaas oo ay u arkeen musiibo ku soo wajahan ciidanka Mareykanka.

Madaxda Mareykanka iyo Japan

Madaxda Mareykanka iyo Japan ayaa ku shiray Aqalka Cad

Dadka dhaleeceeyay ee caanka ah waxaa ka mid ah Xoghayihii hore ee Ciidamada Mariiniska Mar eykanka iyo Senator-kii hore ee Virginia, Jim Webb, oo sarkaal sare ka ahaa dagaalkii Vietnam, 2015-kii na u tartamay magacaabista murashaxa madaxw eynaha ee xisbiga Dimuqraaddiga.

Maqaal uu ku qoray Majall adda Wall Street ayu uku cam baareeyay qorshaha dib u naqshadeynta cii danka ee 2030-ka waxa uuna ku tilma amay inuu yahay "mid aan laga fiirsan".

Waxa uu ka digay in qorshu hu "uu kiciyo su'aalo dhab ah oo ku saabsan xikmadda iyo khatarta must aqbalka fog ee hoos u dhaca weyn ee qaab dhism eedka ciidanka, hababka hubka iyo heerarka cudud ee unugyada, kuwaas oo ay dhaawacyo waa weyn soo gaari doonaan xilliyada dagaalka".

Haddaba maxaa ka careysiiyay dhamaantood?

Qorshaha wax-ka-baddalka naqshadda ciidanka Ma riiniska Mareykanka oo sanadkii 2020 uu billaabay Taliyaha ciidankan, Janaraal David H Berger ayaa loogu talo galay in loogu diyaar garoobo isku dhac su urtagal ah oo Mareykanku iyo Shiinaha ku dhex mara aagga badda Pacific. Ujeeddada ayaa ah in dagaalk aas uu ka duwanaado kuwii la dagaallanka argagixi sada ee uu Mareykanku ku galay Ciraaq iyo Afghanis tan.Qorshaha cusub ayaa lagu doonayaa in Ciidanka Mariiniska Mareykanka ay ku dagaallamaan Jasiir ado silsilad ah. Unugyadu way yaraan doonaan, waxaana lagu fidin doonaa dhul ballaaran, laakiin waxay geysan doonaan dharbaaxo aad u weyn iyada oo la adeegsan doono qalab iyo hub kala duwan.

Adeegsiga hubaad u culus oo lagu sii daayo go ob, sida Dagaalkii Labaad ee Adduunka ama in cii damo badan oo dhulka ah la diro, sidii dhacday xil liyadii dagaallada Ciraaq iyo Afghanistan, waxay no qon doonaan xeelado laga soo gudbay.

Balse qodobka ugu weyn ee ay saraakiisha rug caddaayada ah jecleysan waayeen ayaa ah in la yareeyo tirada ciidanka lugta iyo in laga maarmo taangiyada.

Ciidanka Mareykanka

Fikirka noocan ah ayey taliyeya asha howl-gabka ah u arkaan mid waxba kama jiraan kasoo qaadaya dadaalladii hore ee ay sameeyeen ciidan kan iyo taariikhdooda.

Inkastoo Ciidanka Mariinisku ay xiriir dhow la le eyihiin Ciidamada Badda ee Mareykanka haddana waa qeyb gaar ah oo si lama filaan ah usoo xoogeys atay laga soo billaabo xilligii Dagaalkii Labaad ee Adduunka, doorkooduna waxa uu si weyn usoo muuqday markii ay galeen dagaalladii Afghanistan iyo Ciraaq.

Aragtida dadweynaha ee Ciidanka Mariniska waxaa si xoog leh u saameeya khibradii Dagaalkii Labaad ee Adduunka.

Muxuu yahay qorshuhu?

In la dhimo qaar ka mid ah ciidamada dhulka ama lugtaIn qiyaastii afar meelood hal mee loo ka mid ah ma daafiicda la jiido lagu baddalo gantaallada ridd ada dheer

In la dhimo tirada diyaaradaha qumaatiga u kaca

In la iska dhaafo taangiyada oo dhan

Lacagta loo adeegsan doono hubka cusub oo isku darkeedu yahay $15.8 bilyan ayaa laga soo saari do onaa dhaqaalaha ku baaqda marka la sameeyo dhi mista ciidamada iyo taangiyada oo laga heli doono ilaa $18.2 bilyan.

Shiinaha waa dalka saddexaad ee militeri ahaan ugu awoodda badan caalamka, marka laga soo tago Mareykanka oo kaalinta koowaad ku jira iyo Ruushka oo ku xiga.Jonathan Marcus waa bare sharafeed wax ka dhiga Machadka Istaraatiijiyadda iyo Amniga ee Jaamacadda Exeter, UK.

XIGASHO:-BBC

DARAASAD: MUXUU QOFKA KU KEENAA FADHIGA XILIGA DHEER?

Qof fadhiyaImage caption: Qof fadhiya Aduunya da aan ku noolnahay haatanma ahan sidii ay ahaan jirtay xiliyo hore. Waagii hore dadku way socon jire en, suuqa ayay tagi jireen, beer falasho, ugaarsi, iyo waxey gali jireen safar lug u badan.

Dunida casriga ah ayaa waxay haatan keentay iney dadku fadhiyaan inta ba dan, haddii dadku ra baan iyo ha ddii kalaba.

Dad badan ayaa saacado ba dan ku qaata baabuurta, go obaha waxbarashada, xafiis ka, guriga gaar ahaan marka la daawanayo TV-ga.

Saynis yahanada iyo khubarada caafimaadku, ay aa waxay caddeeyeen in fadhiga badan uu keeni ka ro xaalado xun oo caafimaad oo tiro badan, kuwaa soo daciifin kara qofka.

Khabiir lagu magacaabo Dr. Udodi Okoli, ayaa si doo kale sheegay in "fadhiga saacado badan uu qof ka ku keeni karo dhibaato xagga laf dhabarta, gaar ahaan haddii aanu qofku si fiican u fadhiisan, ama aanu u isticmaalin kursi looggu talo galay inuu si raaxo leh ugu fariisto”.

Waxa uu sheegay in haddii qofku uu saacado ba dan hor fadhiyo kombuyuutarkiisa, oo aanu madaxi isa ama luquntiisa u dhigin sida saxda ah, in qoortu ay iman karto inay dhaawacanto.Okoli ayaa sheegay in isku dayga in uu istaago, oo uu wareego qofku ay gacan ka geysan karto yareynta xaaladahan.

Waxa kale oo uu sheegay in dhaqdhaqaaqa jirka ee qofka oo yaraada, ay keeni karto in ruuxiisu hoos u dhaco, ama ay saamayn xun ku yeelato caafima

adka maskaxdiisa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip