HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 30-KA JANNAAYO 2023-KA

0
Monday January 30, 2023 - 08:11:55 in Wararka by
  • Visits: 363
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 30-KA JANNAAYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Safiirka QM oo booqasho lama filaan ah ku timid Muqdisho – Maxay kala hadashay Xasan Sheekh?

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan She ekh Maxamuud ayaa Shalay magaalada Muqd isho kulan kula qaatay Ergeyga dalka Mareykanka u fadh ida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield Thomas.

Madaxweynaha ayaa la wad aagay Danjire Li nda guulaha ciid amada Soomaaliyeed ay ka gaar een furimaha daga alka lagula jiro kooxaha argagixisada iyo xorey nta deegaannada.

Sidoo kale waxa uu ku bogaadiyey dalka Mareykan ku gacanta weyn ee ay ka geysanayaan la-dagaal anka argagixisada Al-Shabaab, isaga oo tilmaamay khatarka argagixisadu ay ku hayaan gobolka.

Xasan ayaa xusay caqabadda ay ku hayso cuna-qabetynta hubka ee saaran Soomaaliya dib-udhiska ciidamada iyo dadejinta dabar-goynta argagixisada, waxa uuna ka rajeeyay Danjire Linda Thomas in ay codka Mareykanka ku taageerto qorshaha dowladda Soomaaliya ee laalidda cunaqabateyntaas.

Ergayga Mareykanka u fadhida QM ayuu sidoo kale wuxuu madaxweynaha ka dalbaday in ay qeyb ka noqdaan ololaha Soomaaliya ay ka waddo Golaha Amm aanka ee Qaramada Midoobey.

Marwo Linda-Greenfield Thomas ayaa dhankee da ku bogaadisay madaxweynaha, dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed sida ay ugu istaageen la-dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab iyo deegaannada laga xoreeyey ee muddada ay curya ami yeen.

Waxay soo bandhigtay sida ay uga qeyb qaadan ayaan gurmadka iyo adeegy ada aas-aasiga ah ee ay u u baahan yihiin dadka laga xoreeyey argagixis ada.

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 136 katir san Shabaab lagu dilay howlgal ka socda gobol ka Shabeellada hoose

Dowladda Soomaaliya ay aa sheegtay in 136 ka mid ah dagaalamayaasha Alshab aab lagu dilay how lgal ciidan oo haatan ka soc da deegaano katirsan Shabeeladda hoose.

Wasiir ku xigeenka warfaafin ta C/raxmaan Yuusuf Alcadda ala oo saxaafadda kula hadl ay Muqdisho ayaa sheegay ho wlgalku inuu ka dhacay dega an lagu magacaabo Warta, taasoo 12km u jirta degmada Janaale.

Wasiir Alcaddaala wuxuu sheegay in howlgalkan la gu bartilmaameesaday dhowr boqol oo katirsan Al Shabaab, kuwaas oo uu sheegay in loo diyaarin ayay Inay weerraro geystaan, wuxuuna sheegay inay ciida madu howlgalkani jab ku gaarsiiyeen Alshab aab.

Alcaddaala wuxuu sheegay dadka howlgalka la gu dilay inay kamid ahaayeen horjoogayaal Shabaab ah oo la daba socday, kuwaas oo lagu kala magacaa bo Salmaan Dheere oo Shabaab u qaabilsanaa howl gallada xeebaha, Macalin Sallaxey oo Shabaab u qaabilsanaa howlgallada Bariire, Janaale, Qoryooley iyo Bariire, iyo Macalin Xaashi oo ahaa horjoogaha jabhadaha Shabeellada hoose.

Wasiir ku xigeenka warfaafintu wuxuu sheegay in ho wlgalka lagu dhaawacay 98 daga alame oo katirsan kooxda Alshab aab.Sidoo kale wuxuu sheegay in ho wlgalka lagu burburi yay gaadiid dagaal, saanad ciidan iyo godad Shaba abku lahaa yeen.

G/ ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliy adda G/Ban aadir oo shir gu ddo omiyay Kulan dhex maray Maamulka G/Banadir iyo hey’adda UNOPS

Guddoomiye ku-xigeenka Maa mulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Md.Ciise Maxamud Gu ure ayaa shir guddoomiyay Kulan Laba geesood ah oo dhex maray Gobolka Banaadir, iyo hey’adda UNOPS.Ku lankan waxaa goob joog ka ahaa G/ku xigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Ban aadir mudane Xasan Jimcaale, iyada oo looga hadlay arrimo la xi riira dhismaha kaa bayaasha Go bolka Banaadir iyo xoojinta wada sha qeynta UNOPS & Gobolka Banaadir.

Ugu danbeyntii waxaa la isku afgartay in wada shaqeynta uu saldhigeedu ahaado qorshaha shanta sannadood ee Gobolka Banaadir & howlaha horum arineed ee Degmooyinka Gobolka.

Madaxweyne Xasan Sheikh: Dowladdu waxay soo bandhigaysaa malaayiin doll ar oo laga xayiray Khawaarijta

Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud ayaa sheegay in lasoo ban dhigidoono malaayiin dollar oo Alshabaab ugu xara ysnaa akoono maaliyadeed oo ay dowladdu xirtay.

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay arrinta an inay qeyb ka tahay dagaalka dowladda kula jirto Alshabaab oo uu sheegay inuu yahay mid ficil ah.

"Dowladdu mar dhow way soo bandhigi doontaa xisa abaad badan oo Shabaab Bangiyada loogu arurin jiray kuwaas oo la xiray. Taleefoono badan oo lacagaha la isugu xawili jirayna waala xiray," ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheikh Maxa muuud.

Hadalka madaxweyne Xasan Sheikh oo lagasii daayay warbaahinta dowladda ayaa qeyb ka ahaa hadalo uu ka jeediyay banaanbax Shabaab ka dhan ah oo ka dhacay Muqdisho, ayaa lagusoo aadiyay maalin kadib hanjabaad Alshabaab ay u jeediyeen bangiyada dalka kuyaala, kuwaas oo Alshabaab ay ku eedeeyeen inay ogolaadeen sharci dowladdu soo rogtay oo lagu xayirayo lacagaha sharci darrada ah.

Alshabaab oo ay u muuqatay inay saameeysay xayi raada dowladdu ku sameysay dhaqaalaha u yaala ba ngiyada ayaa ku eedeeyay bangiyada in aysan ilaalin karin lacagaha ammaanada ku ah.

Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga dhexe Sooma aliya oo gaaray M/Kismaayo.

Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga dhexe ee Soomaaliya Dr Yaasiin Cali Sheekh iyo wafdi uu hog gaaminayo ayaa Shalay gaaray magaalada Kisma ayo ee xarunta ee Gobolka Jubba da Hoose.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland Cabdiraxm aan Hudle ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxa med Cabdulle Xasan kusoo dhaweeyey Gudoomiye ku-xigeenka Bangiga dhexe iyo wafdigiisa.

Intaas kadib, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Jubb aland Xildhibaan Xuseen Xirsi Axmed ayaa xafiiski isa ku qaabilay Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga dhexe ee Soomaaliya Dr Yaasiin Cali Sheekh iyo waf diga uu hoggaaminayey.

Guudlaawe oo shaaciyay in howlgalo kale oo ka dhan ah Al-shabaab ay bilaabi doonaan

Madaxweynaha dowlad Gobole edka Hirshabee lle Cali Ca bdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa gud doomiyay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeel le, ka asi oo ka qabsoomay magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/ Dhexe.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa Shalay looga hadlay arrimaha amn iga, howlgalada lagula dagaalam ayo ee ka socda deegaanada Hirshabeelle iyo dar dargalinta howlaha hortabinta u leh Maamulka. Madaxweynaha ayaa golaha la wadaagay warbix in ta xaaladihii ugu danbeeyey ee amniga iyo howlgalla da ka dhanka ah Al-shabaab, isagoo xusay in dho waan howlgalada ay ka bilaaban doonaan deegaa na da Galbeedka Hirshabeelle, waxa uuna shacabka de egaanadaas ugu baaqay inay isu diyaariyaan qeybg alka howgaladaas.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose ayaa Golaha uga warbixiyay halka ay mareyso barn aajimka xasilinta si ay bulshada u hesho adeegyada aasaasiga ee muhiimka u ah Dowladda isagoo dhinaca kale xusay in degmada matabaan uu dhow aan ka bilaaban doono barnaamijka deegaan bile oo waxtar u leh bulshada Hirshabeelle .

Sidoo kalana uu dhowaan bilaaban doono dhism aha xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan, dhismaha wadada xiriirisa garoonka diyaaraha ilaa Magaalada Jowhar, dhismayaasha xarumaha degmooyinka iyo saldhigyada Hirshabeelle iyo dhismaha buuntada degmada Buulo burde oo ay khawaarijtu waxyeeleey een.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeen u mahad cel iyay xubnaha Golaha Wasiirada waxa uuna faray in ay dardargaliyaan howlaha muhiimka ah ee horyaala

Maxkamadda Ciidamadda Oo Xukun Ku Riday Odayaal Heshiis La Soo Gashay Shabaab

Ciidamada Amniga ayaa Cadaado ka soo xeray December 27-keedii Sanadkii tegay Odoyaal heshiis kula soo galay Xarardheere inta aan laga fara maroo jin Khawaarijta 16-kii January sanadkan 2023.

Odoyaasha ayaa diiday amar dowladda ka yi mid oo ahaa in aan lala macaamili karin Argagixis ada oo ay dowladdu dagaal kula jirto, waxa ayna is geeyeen si’ iskood ah Xarardheere iyaga oo mar-marsiyo ka dhiganayo dhaqan aysan ku matalin reer ka mug wayn go’aankooda.

18-kii January sanadkan ayay soo dhamaatay Max kamadaynta Cumar Maxamed Jimcaale Aadan (Cu mar Faniinte), Cali Axmed Xayle Caraalle (Cali Yare) iyo Sugaal Warsame Cali Yarow.

Shalay ayay maxkamadda kuwada xukuntay Shan Sano oo isugu jirto Xabsi ciidan iyo il ku haynta Pol ice-ka, sida uu warbaahinnta u sheegay Gaasha anle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha Maxk amadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida. Odoyaasha ayaa haysto fursad ay ku dalban karaan Rafcaan.

Galmudug oo sheegtay in Saldhigyo Booliis ka hi rgalineyso magaalooyinka laga qabsaday Al-shab aab

Wasiirka Wasaaradda Amniga maamul gobole edka Galmudug Maxamed Cabdi Gaboobe ayaa she egay in magaalooyinka laga saaray kooxda Al-shab aab iney hirgelinayaan Saldhigyo ciidamada Booliis ka ay ku howlgalaan si wax looga qabto falalka lidiga ku ah amaanka.

Wasiir Gaboobe ayaa hadalkaan ka sheegay isa goo Dorraad dhagax dhigay Saldhiga ciidanka Booliiska degmada Xarardhe ere ee dhawaan laga saaray kooxda Al-shabaab, wuxu una tilmaamay in Saldhigyadaan ay muhiim u yihiin in lala socdo fal dambiyeedyada ka dhaca Maga alooyin ka cusub ee soo galay gacanta maamulka Galm udug.

"Saraakiisha iyo ciidamada ku howlan sugidda amniga waxan uga mahadcelinaya shaqada is xilqa anka ah ay qabteen, waxaa lasoo magacaabayaa Ta liyaha iyo ku xigeenkiisa Saldhiga Booliiska Xarar dheere oo ah qadiimi ah waxaana ku howlanahay sidii dhawaan dib loogu dhisi lahaa loona casriyeyn lahaa si ay Magaalada uga mid noqoto magaalooyin ka leh Saldhigyada saldhigyada" ayuu yiri Wasiirka Amniga maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Gaboobe.Hadalka Wasiirka Amniga Galmudug ayaa kusoo beegmaya, iyadoo madaxweynaha dowlad goboleed ka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uu hor ay u shaaciyay in maamulo ku meel gaar ah loo sa meyn doono magaalooyinka laga qabsaday Ururka Al-shabaab ee ku yaala gobolada Mudug iyo Galga duud ee maamulka Galmudug.

Guddoomiye ku Xigeenka Hay’adda Maareynta oo shir looga hadlayay arimaha xasilinta iyo isku xirka Gargaarka Bin’aa danimada Guddoomiyey

Guddoomiye ku Xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Dr Axmed Cabdi Adan ayaa Shalay shir guddoomiyay shir looga hadlaayay arimaha xasilinta iyo isku xirka Gargaarka Bin’aadanimada.

Shirkan ayaa waxaa ka qey b-galay saraakiil Sar sare oo ka socday Hay’addaha ka sha qeeyo arrimaha bin’aadanima da iyo kuwa deeq-bixiyaasha ah.

Shirkan waxaa sidoo kale ka qeyb-galay masuuliyiin ka socday wasaaradda Arrima ha gudah fedraalka iyo dibu hishiisiinta

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qar ixii ka dhacay duleedka Boosaaso

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka dhashay qari xii ka dhacay degaanka Kalabeydh ee duleedka M/Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxana ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay Goob maqaaxo ah oo kutaalla degaanka Kalabeyr, waxa na qaraxa ku dhintay hal Ruux, halka saddex kale oo laba askar yihiin ay ku dhaawacmeen.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Goobta qaraxa uu ka dhacay ay ku sugnaayeen Askar katirs an Ciidamada Maamulka Puntland, kuwaas oo hal kaas mararka qaar ku nasta.

Dadka ku dhaawacmay qaraxa ayaa waxaa la gee yay Isbitaalka magaalada Boosaaso si loogu daaweeyo,waxaana hadda xaaladda si caado ah ku soo noqotay degaanka Kalabeyr ee M/Boosaaso.

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dil loo geystay mid kamid ah Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaar iye ayaa uga tacsiyeeyay umadda Soomaaliyeed iyo reer Galmudug geerida ku timid Allaha u naxariistee Wasiir Farxiya Cabdi Maxamed oo aheyd Wasiiro dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Du ulista Hawada ee Galmudug.

Kooxo ku hubeysnaa bustoolqdo oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Al-Shab aab ayaa Habeen hore xaafad katirsan degma da Wartanabadda kudilay Wasiir Farxiya, iyaga oo dil ka kadib goobta ka baxsaday.

Madaxweynaha, ayaa si gaar ah tacsi ugu diray qoyska iyo qaraabada Marxuum Farxiya Cabdi Maxa med, wuxuuna Eebbe uga baryay inuu janadii firdow sa ka waraabiyo Marxuumada, samir iyo iimaanna ka siiyo ehelka iyo qaraabada ay ka baxday.

Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Degmada Dharkiinl eey Oo Isku Day Dil Ahaa Ka Badbaaday

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaara ha ka dhashayqaraxyo Shalay lagu weeraray mas’uul ka tirsan maamlka degmada Dharkiinkeey.

C/llaahi Xasan Afrax (Shaarkey) oo ah guddoomi ye ku xigeenka arrimaha bul shada ee degmada Dharkiinley ayaa laba bam gacmeed lagu tuuray hoyga uu dagan yahay oo ku yaalla xaafadda Xasan Jiis, iyadoo xiliga weer arka uu ku sugnaa goobta.

Mr. Shaarkeey ayaa ka badbaaday shirqoolkan oo lagu damacsanaa in lagu khaarijiyo, waxaase ku geeriyooday wiil yar oo 14 sano jir ah, kaasoo dag anaa guri ku dhegan midka weerarka lagu qaaday, waxaa sidoo kale jira burbur soo gaaray guriga ma s’uulka weerarkan lagu qaaday.

Kooxdii weerarka soo qaaday oo lala xiriiriyay Shababa ayaa goobta isaga baxsatay, waxaana guul dareystay isku dayo ay sameeyeen ciidamadda ama anka oo ay ku damacsanaayeen iney kusoo qabtaan danbiilayaasha.

Weerarkan ayaa noqonaya kii 3aad ee caasimad da ka dhaca wax ka yar 15 saacadood, Habeen hore Waarta Nabada waxaa lagu dilay wasiiru dowle ka tirsaneyd maamulka Galmduug, halka isgoyska KM4 uu ka dhacay qarax lala eegtay gaari Cabdi Bile ah oo ay askar wateen.XIGASHO:CAASIMADDA.NET

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somal iland oo ka warbixiyay xaalada Laascaanood

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cab dirisaaq Khaliif Axmed, oo safar ku tagay magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in uu Hargaysa ugu soo noqday si uu madaxweynaha xog uga siiyo xaalada gobolka Sool.

"Markii aanu kulanahay madaxwey naha iyo ma daxdii kale ee dalka, waxan u tagay bal in aan xogo gaal u noqdo xaalada ka jirta Laascaanood iyo in aan xog dhaba la wadaago madaxweynaha, taas ayanan hada la imid" ayuu yidhi Khaliif.

Waxa uu madaxweynaha ku amaanay talaabada uu ciidamada kaga saaray magaalada Laascaanood si dhibaatada loo yareeyo, waxaanu sheegay in tala aba daasi ay keentay guul wayn, waxa uu sheegay in xuk uumadu sida u samaysay si shacabka taladooda loogu madaxbaneeyo.

Waxa uu sheegay in shirka Laascaanood uga so cda madaxda dhaqanka SSC uu ka rajaynayo in wax dhibaato u keena Somaliland anay kasoo bixi doonin, "Talada aan madaxweynaha kula soo noqday waxa weeyi in dadkii ay taladoodi u fadhiyeen, iyagana anaan ka filayn wax dalka iyo dadka dhib ku ah".

Waxa uu sheegay in xukuumadu markasta diyaar u tahay wadahadal bilaa shuruuda, iyo in arrimaha la ga eego dhinaca wanaagsan, waxa uu sheegay in di yaar looyahay in madaxda dhaqanka lagala hadlo ta bashooyinka ay qabaan, amaba arrimo ka waa wayn oo masiiri ah.

Madaxda dhaqanka SSC ayaa shir ay kaga tasha nayaan ayahooda siyaasadeed uga socdaa M/Laas caanood, waxana la filayaa in ay kasoo baxaan qod obo siyaasadeed.

Mareykanka oo ku dhawaaqay dhaqaale uu kaga qeyb galayo arrimaha garga arka Soomaaliya

Ka dib shir jaraa’id ay ku qabatay magaalada Muq disho Danjiraha dalka Maraykanka u fadhida Qarama da Marwo Linda-Greenfield Thomas ayaa kaga hada shey xaaladaha abaaraha Soomaaliya, lacago dheer aad ay oo Mareykanka kaga qeyb qaadanayo arrima ha gargaarka, iyo kulan ay la yeelatay Madaxweyna ha Jamhuu riyadda Federaalka Soomaaliya.

"Shalay waxaaan ku faraxsana hay in aan ku dhawaaqo, in ka badan 40 million oo dollarka, kaasi oo dowladda mareykanku ay ugu talagashey in lagu kabo miisaan iya dda, gargarka ee Soomaali ya, iya doo loo marsiinayo hay’adda USA ID, taasi oo loo gutalagalay in lagu caawiyo dadka soomaal iyeed oo abaaraha ay saameeye en, waxaa na lagu kabay 1.3 billion oo horey loo qoon deeyey.”

Safiirka Qaramada Midoobay u fadhida dalka Maray kanka Marwo Linda-Greenfield Thomas ayaa ku bog aadisay Madaxweynaha, dowladda iyo shacabka So omaaliyeed sida ay ugu istaageen la dagaalanka Khawaarijta Alshabaab oo deegaano badan laga xor eeyey.

Shirka ay Safiirada la yeelatay Madaxda dalka ay aa waxaa uu daba socdaa kulankii arimaha Afrika ee diiradda aan ku saaray, sidii loo heli lahaa istraatiij iyada ku saabsan amniga, iyo sidaan gacan uga ge ysan karno, sidoo kale abaaraha qaabkii loo mareyn lahaa, waxaana ugu hambalyaynay dadaalka dowlad da soomaaliya ay wado.

Muddo 15 sano ah kadib waa markii ugu horeys ay wafdi heerkan ah oo ka socda Mareykanka oo y Soomaaliya,xiligaasi oo uu dalku soo gaaray Johan kerry wasiirkii arrimaha dibadda ee Mareykanka.

Koox hubeysan oo Xalay weerar ku qa aday saldhigga booliska D/Howlwadaag ee M/Muqdisho.

Koox hubeysan ayaa Xalay weerar ku qaaday sa ldhigga booliska degmada Howlwadaag ee M/Muqd isho.

Ilo dhanka ammaanka ah ayaa Caas imada Online sheegtay inuu u xaqiiji yey in kooxdaas ay weerarka ku bilow day jug culus oo loo maleynayo inuu ahaa qoriga nooca loo yaqaano Sebenka.

Jugta culus ee la maqlay kadib waxaa bilowday ras aas culus oo dhexmartay askartii saldhigga joogtay iyo kooxdii weerarka soo qaaday.

Rasaas ayaa mudo socotay ilaa hadana lama gar ana yo cidda weerartay saldhigga booliska ee degma da Howlwadaag.

Kooxda Al-shabaab ayaa loo maleynayaa inay ful isay weerarkaan, waxaana kacsan xaaladda aagga uu ku yaallo saldhigga Howlwadaag.

Booliska Soomaaliya weli wax faahfaahin ah ka ma soo saarin weerarkaan, hadii uu jiro khasaare ka dhashay iyo cidda geysatay toona.

Kooxda Al-shabaab oo cunaqabateyn adag iyo dagaal toos ah kala kulmeysa dowladda Soomaaliya ayaa hadana weerarro ka geysata gudaha caasimad da Muqdisho, waxayna dowladu la tacaaleysaa xal u helidda amni darradaan.

Mucaaradka D/Jabuuti oo sheegay in kulan ay qa bsan lahaayeen laga hor ista agay, eedayna u jee diyay Ismaaciil Cumar Geelle.

Bisha February ee sanadkan, ayaa lagu wadaa in doorashada baarlamaanka ay ka dhacdo dalka Jabuuti.

Xisbi kamid ah kuwa mucaaradka oo lagu magac aabo MRD, ayaa waxa uu sheegay in Jimcihii laga horjoogsaday kulan ay ku qabsanayeen guri ku yaa lla xaafadda Balbala ee caasimadda Jabuuti.

Mucaaradka Jabuuti ayaa intooda badan qaadacay doorashada baarlamaanka, iyo tii ka horreysay ee 2021-kii.

Doorashadani, ayaa waxaa ku guulaystay Madaxw eyne Ismaaciil Cumar Geelle, oo in muddo ah haya xilka madaxweynenimada dalka Jabuuti.

Guddoomiye Saleebaan: Laascaanood aniga ma xadusha iga saaray, hayla soo qaadin

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Sal eebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in ka gole ahaan ay ka howlgalayaan xalinta khilaafka Laasca anood, isaga oo dhanka kale sheegay in anay ahayn arrin isaga dusha ka saaran.

Guddoomiyaha ayaa xili Shalay warb aahintu su’aalo ka waydiisay xaalada gobolka Sool, ku jawaabay hadalo iska hor imanaya, isaga oo mar sheegay in uu ka shaqayn doono xal u helista khilaafka, marna sheegay in anay isaga dusha ka saarnayn.

"Hadii goluhu soo jeediyo maaxa loo gali waayay, waanu galaynaa, guddoomiyaha oo markale la wayd iiyay shirka beelaha SSC uga socda Laascaanood, ayaa ku jawaabay "Waar aniga maxa Lascaanood du sha iga saaray, sawnigii ku idhi hayla soo qaadin”.

Guddoomiyaha oo mar kale la waydiiyay shirka siya asadeed ee madaxda dhaqanka SSC, ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo, hadii madaxdaasi ay ka shaq aynayaan wanaaga gobolka Sool.

"Dee dalku waa dalkoodiye, hadii ay u arraminaya an wanaaga gobolka dee ahla wa sahlan, lakiin ana gu manaan dirin, mar la waydiiyay waxa uu yeelayo haddii shirka go’aamo Somaliland ka dhan ahi, ay ka soo baxaan, ayuu sheegay in anay ahayn arrin isaga u taala.

Guddoomiye Saleebaan ayaa maalmihii lasoo dhaafay xalka khilaaafka Laascaan ood kala shaqa ynayay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ca bdi, isaga oo markale kalfadhi golihiisu lahaa ka she egay in isaga iyo xubnaha goluhuba Laascaanood arrinteeda galayaan.

CALI DHEERE OO SI CARO LEH UGA HADLAY DAGAALKA DHAQAALE EE AY KALA KULMEEN DF

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa markii u horeysay si adag uga hadlay hindise-sharciyeedka Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman, kaasi oo uu dhawaan ansixiyay Golaha Shacabka.

Cali Dheere ayaa sheegay in sharcigaan ay dowl adda federaalka oo gadaal ka riixayo Mareykanka uga dan leeyihiin beegsiga shirkadaha ganacsiga wa danka iyo dadka ganacsatada ah, loona boobi lahaa hantidooda, sida uu hadalka u dhigay.

"Waa qorshe uu Mare ykanku wax ba dan ka soo shaqayay, uuna u diyaar saday (dowla ddii) u fulin lahayd, hay’ adihiisii ka hawl-geli lahaa, shirkad ihii iyo bangiyadii uu hantid aas ku ur ursan lahaa iyo xeerarkii uu ugu dambayn u adeeg san lahaa si uu hantidaas hal mar ula wareego,” ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

"Waxaad ogtihiin in Mareykanku hanti ummad Soomaaliyeed leedahay uu 2001-dii xayiray isagoo ku andacoonayo inay argagixiso leedahay. Xilligaas Shabaab ma jirin, tobanaan sano kadib ayuu qirtay in eedeymahaas ay khalad ahaayeen, balse ilaa iyo Shalay hantidii iyada ahayd dadkeedii looma soo celinin oo way ka baahanyihiin, gaaladii ayaana hay sata oo ku intifaacday.”

Afhayeenka Al-Shabaab ayaa sidoo kale waxa uu hanjabaad culus u diray bankiyada Soomaalida, kuwaasi oo uga digay in ay xogta macaamiishooda la wadaagan dowladda.

"Bangiyada Soomaaliyeed ee dalka ka shaqeeya waxaan leenahay cid idinka yeeleysa malaha inaad xogaha dadka Muslimiinta ah ee hantidooda idinku aaminay aad dhiibtaan la idinka yeelo maayo inaad dadka aad hantidooda ku shaqaysataan aad diinto oda, naftooda, maalkooda iyo cirdigooda gaalada baylah uga dhigtaan.”

Waxa kale oo uu sheegay in kooxda ay isha ku ha yso bangiyo uu ku sheegay ajaanib oo raba inay yim aadan gudaha Soomaaliya "Waxaan leenahay xogti ina waan haynaa iyo waxa aad u socotaane dalkaan ha isku soo lugooynina. Shilin ummada Soomaaliye ed ledahay qaadan maysaane lafihiina haku qamaar ina.”

Hadalkan kasoo yeeray Afhayeenka Al-Shabaab ayaa wuxuu u muuqda mid culeys badan ka wajahay ansixinta hindise-sharciyeedkan oo dowladda ay she egtay inay kula dagaalameyso dadka maal-galiya kooxaha argagixisada.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan ku guuleysatay inay xirto akoono iyo lambaro ay koo xda u isticmaali jirtay lacagaha baada ah ee ka qaa do umadda Soomaaliyeed, waxaana weli socda dada alo lagu wiiqayo awooda dhaqaale ee kooxda.

XIGASHO:-CAASIMADDA.NET

AXMED MACALLIN FIQI OO KA JAWAABAY HADALKII CALI DHEERE

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Sooma aliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa u jawaabay Afhaye enka Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheer) oo Dorraad ka hadlay dagaalka dha qaale ee ay kala kulmeen dowla dda.

Wasiir Fiqi oo war qoraal ah soo saaray ayaa hadalka Cali Dhe ere ku tilmaamay inuu yahay calaa cal ah, isla-markaana muujinaya ta bar darrida kooxda, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu Fiqi su’aallo ka keenay baaqa uu Cali Dheere u diray gacansatada Soomaaliyeed, ma adaama uu hadalkiisa ku sheegay in la boobi rabo hantidooda.‘Cali Khawaarij dadka uu wax uu shee gayo ama is ku dayayo inuu magacooda ku hadlo sida uu dhib kooda ugu farxi jirey iyo Alxamdulill aahidiisii miyuu ila away mise Cali waxa wareeriyey dharbaaxooyinka asaga iyo kooxdiisa soo gaaray!.!” ayuu yiri Wasiir Fiqi. Sidoo kale wuxuu imntaasi ku daray in kooxda Al-Shabaab ay jab iyo weerar xoog an kala kulanta da gaalka ay ku qaadeen dowladda iyo shacabka Soom aaliyeed.

HALKAN HOOSE KA AQRISO:-

Waxaan Habeen hore daawaday muuqaal uu iska duubay Cali Khawaarij oo xiran dharkii dawacadii wax wacdin aysay oo kale asagoo iska dhigaya nin u damqaya ganacsatada Soomaaliyeed, Mararka qaarna cataa baya asagoo ilgeeriyaad ka muuqdo!

Cali Khawaarij hoteeladii iyo guryihii uu marka uu burburiyo "Alxamdulillaah” dhihi jirey sow ma ahayn hanti shacab Soomaaliyeed, xoolihii uu zakawaatka beenta ah uu ka qaadi jirey, baabuurtii shacabka ee ay gubeen ama dhaceen, guryaha ay miinooyinka ku xireen baad ay bixin waayeen awgeed iyo boqolaal gardarrooyin kale oo ay hantida umadda ku dhacay aan kuwaasoo dhami sow ma ahayn hanti umadeed.

Cali Khawaarij dadka uu wax uu sheegayo ama isku dayayo inuu magacooda ku hadlo sida uu dhib kooda ugu farxi jirey iyo Alxamdulillaahidiisii miyuu ilaaway mise Cali waxa wareeriyey dharbaaxooyinka asaga iyo kooxdiisa soo gaaray!.!

Si kastaba Cali Khawaarij calaacalkiisa iyo tabar-darradiisa waxaan leenahay Alxamdulillaah meeshii shacabku kula rabay ayaad ku socotaa!.!

XIGASHO:-CAASIMADDA.NET

Ilaalada Wasiir Ka Tirsan Puntland Oo Labo Wala alo Ah Dil Iyo Dhaawac Ugu Geystay Boosaaso

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa too gasho khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac sa babtay oo ka dhacday magaalada Boosaasl ee xarunta gobolka Bari.

Macluumaadka la helayo ayaa sheegaya in Ilaala da wasiirka dekedaha Puntland Axmed Yaasiin Saal ax ay Dorraad Boosaaso ku dileen Cabdirisaaq Yaasi in Maxamed, halka dhaawac daran ay soo gaartay Fahad Yaasiin Maxamed , labadan wiil ayaa ahaa walaalo.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in xiliga falkan dilka iyo dhaawaca ay geysanayeen askarta uu gaariga saarnaa wasiirka, iyagoo ka shakiyay gaariga kale ee ay saarnaayeen labadan walaalo ah ee dilka iyo dhaawaca loo geystay.

Ehelada dhibanayaasha ayaa maamulka Puntland ka dalbaday cadaalad iyo iney si deg deg tiirka loo ke eno askartii falkaasi dilka ah ka danbeysay oo aan wali sharciga la horkeenin.

ETHIOPIA OO QAADAY TALLAABO KA DHAN AH TELEFISHA NADA SOOMAALIDA & BBC + SABABTA

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaqday in sha qadii laga joojiyay dhamaan warba ahinta laga leeya hay dalka dibadiisa ee aan wax fasax ah ka haysan wakaalada ma amulka warbaahinta.

Qoraal kasoo baxay Wakaaladda maamulka War baahinta Itoobiya (Ethiopian Media Authority) kadib waxa uu maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ku dhawaaqay in illaa 14 telefish an oo kuwa Soomaalida ah aysan kasii shaqeyn doonin dalkaasi.

"Dhamaan warbaahinta kala duwan ee laga leeya

hay dalka dibaddiisa ee raba inay ka dhaq-dhaqaaqa an gudaha dalka Itooboya, waa inay fasax ka hayst aan wakaaladdan, daba-gal badan oo aan samaynay waxaan soo ogaanay inay deegaanka Soomaalida ka shaqeeyaan warbaahino laga leeyahay dalka diba ddiisa, kuwaasi oo wax fasax ah aan ka haysan wa kaaladda maamulka warbaahinta Itoobiya,” ayaa la gu yiri warqada kasoo baxday wakaaladda.

Xafiiska Warfaafinta ee dowlad deegaanka Soom aalida oo ka duulaya warqaddaas heer federal kasoo baxday ayaa waxa uu shaqada ka joojiya telefishan ada kala ah; MM TV, Universal TV, Horyaal TV, Eryal TV,Kalsan TV, CBA TV, Horn Cable TV, Star TV, RTN TV, STN TV, Goobjoog TV, SAAB TV, Sahan TV, Five TV iyo BBC Somali.

"Waxaa dhamaan laamaha amniga ee DDS lagu wargalinayaa in ay warbaahinta dalka dibadiisa laga leeyahay iyo wakiila-wareedyadooda ee ku xusan lifaaqan ee sida sharci darada ah uga shaqeya DDS ay ka qaadaan talaabada ku haboon ee sharc iga wa afaqsan,” ayaa lagu yiri warqadda kasoo baxay xafiis ka warfaafinta ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Warbaahintan shaqada laga joojiyay ayaa fasax kmg ah ka haystay xafiiska warfaafinta ee dowlad de egaanka Soomaalida, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen maamulka qaar kamid ah telefishanada lagu sameeyay shaqo joojinta.

Arrinta ayaa sidoo kale timid xilli muddooyinkii da mbe ay warbaahinta ka deyrinaysay xiriirka ka dhaxe eya iyaga iyo xukuumadda deegaanka Soomaalida.

Si kastaba, wakaaladda maamulka warbaahinta Ito obiya oo fadhigeedu yahay magaalada Addis Ababa ayaa ah wakaaladda kaliya ee bixisa ogolaanshaha ay warbaahin dibadda laga leeyahay ay kaga howl-gali karto deegaanada dalkaasi.

Dad ku dhintay Shil ka dhac ay dalka Pakistan

Dadkaasi ayaa geeriyooday, kadib, markii uu Baskii ay la socdeen ku-dhawaad 49 qof uu ku dha cay Dooxama Waadi ku yaalla Degmadda Lasbela ee Gobolka Balochistan ee Waqooyiga dalkaasi.

Haweeney iyo 2 carruur ayaa ka badbaaday Shilkaasi, sida la ga soo xigtay Kooxaha Gurm adka.

Dab ayaa ka kacay Baska markii uu ku dhacay Wa adiga, sida ay sheegeen Goobjoogayaal.

Baskaasi oo ka ambabaxay magaalladda Quetta ayaa waxa uu ku sii jeeday magaallo-xeebeedka Kar achi.

Kaaliyaha Taliyaha Boliska Degmadda Lasbela ayaa sheegay inaan la aqoonsan karin maydadka la ga soo saaray burburka baska, balse, laga qaadi doo no Dheecaanka lagu ogaan karo Hiddo-sidaha DNA, si loo aqoonsado.

Ruushka oo sheegay in uusan Dagaalka 3-aad ku bilaaban doonin Taangiyo

Ku-xigeenka Madaxa Golaha Am maanka ee dal ka Raashiya, Dimi try Medvedev ayaa hadalkaasi ku shaac iyey Qoraal uu Shalay soo dhigay Bartiisa Tel egr am, wuxuuna ku eedeeyey in Isku-dayga dalalka Re er Galbeedka ay Ukraine Hubka ugu soo diraya an wax ay ku tilmaam een dadaal lo oga hortagayo Dag aal ka qarxa Caa lamka.

"Haddii uu qarxo Dagaalka Sadd exaad ee Adduunka (WWIII), inuusan ku bilaaban doonin Taangiyo iyo Diyaarado Dagaal ” ayuu yiri Di mitry Medvedev oo sii raaciyey haddii uu dagaalkaasi qarxo inay wax kasta boor noqon doonaan.

Hadalkiisa waxa uu si gaar ah ugu naqdiyey had al uu Wasiirka Difaaca Talyaaniga, Guido Crosetto uu ku sheegay inuu Dagaalka Saddexaad ee Adduun ka qarxi doono haddii ay Taangiyada Raashiya soo gaaraan Caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv iyo Xuduudaha Qaaradda Europe.

Iran oo ka hortagtay Weerar loo adeeg saday Diyaaradaha Drones-ka

Wasaaradda Difaaca ee Jamhuuriyadda Islaam ka ee Iran waxay Shalay shaacisay in la faahiliyey Weerar Diyaaradaha Drones-ka Hubeysan ku beeg san lahaayeen Wershad lagu farsameeyo Hubka oo ku taalla magaalladda Isfahan ee Bartamaha dalkaasi.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada difaaca Iran ayaa lagu sheegay inay Waaberigii hore ee Dorraad oo Axad ahayd ka hortageen Saddex Diyaarado Drones ah loo adeeg saday Weerarkaasi, inkastoo aan la sheegin halka laga lahaa Diyaaradahaasi.

Wakaallada Wararka Jamhuuriyadda Islaamka Iran ee Islamic Republic News Agency (IRNA) ayaa baahisay inay Nidaamka Difaaca ee dhex yaalla We rshadda Hubka ay mid ka mid ah soo rideen, halka 2-da kale Hawada lagu qarxiyey.

Wakaallada Wararka IRNA waxay sheegtay in Weerarka Diyaaradaha Drones-ka fashiliyey uu dhac ay Saqdii Dhexe ee Habeen hore (Sabti), mana jira an wax khasaaro oo ka dhashay Diyaaradahaasi, marka laga reebo burbur Fudud oo soo gaaray Saqaf ka Sare ee Dhismaha Werahadda Hubka.

"ILAAH aya mahad leh, weerarkaasi wax khasaa ro ah oo lagu carqaladeeyey Qalabka iyo Hawlgala da ka socday gudaha Wershadda Hubka ee lala mag anaa DuqeymahaDrones-ka” ayaa lagu soo gunaa naday Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee dalka Iran.

Ruushka oo Markab sida Qamadi gaarsiiyay dalka Masar

Markab Xamuul oo wada Shixnad Qamadi oo ku xirtay Deked ku taalla dalka Masar

Markab Xamuul oo lagu magacaabo "The PAREA dry cargo ship” ayaa waxa uu kusoo xirtay Dekedda Safaga ee dalka Masar ee kaabiga ku haya Badda Cas.

Markabkaasi oo Calanka Malta ka dul qabanayo ayaa waxa uu wa daa Shixnad Qamadi oo laga soo raray Deked ku taalla dalka Raa shiya.

Warbaahinta Maxaliga ee Masaarida ayaa sheeg tay inuu Markabku wado in ka badan 63,000 oo tan oo Qamadi ah, iyadoo lagu wareejin doono Wasaar adda Sahayda iyo Ganacsiga Gudaha ee Masar.

In ka badan 13 milyan oo tan oo Qamadi ah ayey Masar soo degsataa sanadkiiba, iyadoo dalalka Ukra ine iyo Raashiya yihiin dalalka Qamadiga ugu badan u soo dhoofinta dalka Masar.

Dibad baxyo looga soo horjeedo dilalka Dame eraha oo ka dhacay Nigeria

Boqolaal qof oo reer Nigeria ah ayaa ka sameey ay caasimadda Abuja dibadbax ay kaga soo hor jeedaan sida sharci darrada ah ee ay dam eeraha ku gowraceen dad u dhashay Shiina ha,sida ay ku warran tay warbaahintaguda ha.

Waxa ay sheegeen in dilka dameeraha uu sii soc do inkastoo dowladdu ay amar ku bixisay in la joojiyo dhibaatadaasi.

Ururada Bulshada Rayidka ah ee soo qaban qaa biyay Mudaaharaadkan ayaa Wasiirka Beeraha ku eedeeyay inuu u fasaxay dad Ajaanib ah inay ka gan acsadaan Dameeraha.

Hindise sharciyeed lagu xakameynayo ganacsiga dameeraha ayaa hadda la horgeynayaa baarlamaan ka.

Bishii hore, waaxda canshuuraha ee dalka Nigeria, ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Lagos ka qabtay 7,000 oo xubinta taranka ee dameeraha ah kuwaas oo loo dhoofinayay Shiinaha. Qaybo ka mida xubnaha dameeraha ayaa looga ba ahan yahay Shi inaha si looga sameeyo daawo dhaqameed.

MAXAY YIHIIN CIIDAMMADA HORAY U DILAY US AAMA BIN LAADIN EE

 HADDA HOWLGALKA KA FULIYAY SOOMAALIYA?

Ciidamada gaarka ah ee Mareykanka

Ciidamada sida gaarka ah u tabaran ee Mar eykanka uu ku faano ee fuliya howgallada khaaska ah fuliya ayaa waxaa lagu magacaabaa SEAL Team Six (ST6), oo sidoo kale loo yaqaanno

Naval Special Warfare Development Group.

Dowladda Mareykanka ay aa shaacisay in weerar dhul ka ah oo ay ciidankan ku qaa deen buuraha ku yaalla waqo oyi bari Soomaaliya ay ku dileen hogg aamiye sare oo ka tirsanaa koo xda IS, kaas oo mud do lagu raad joogay.

Hoggaamiyahan oo mag aciisa lagu sheegay Bila al Al-Sudani ayaa lagu eedeeyay in uu ahaa shaqsi muhiim u ah maalgelinta iyo ballaarinta kooxda Isl aamiga ah ee ka dagaalanta Afrika iyo meelo ka bax san.

Saraakiisha ayaa sheegay in lagu dilay israsaas eyn ilaaladiisa iyo ciidamada Mareykanka ka dib mar kii ay ciidamadu weerareen god ku yaalla dhulka buu raleyda ah ee waqooyiga Soomaaliya, iyagoo rajey nayay inay gacanta ku soo dhigaan.

Amar uu bixiyay Madaxweynaha Maraykanka, Joe Biden ayaa ciidamo gaar ah waxa ay Arbacadii ku fuliyeen weerar ay ku qaadeen deegaan ka tirsan buuraha Calmis ee ku yaalla gobolka Bari.

Wasiirka gaashaandhigga Maraykanka, Lloyd Au stin ayaa sheegay in hawlgalkaas lagu dilay Bilal al-Sudani oo xubin sare ka ahaa Daacishta Soomaaliya iyadoo sidoo kale ay halkaas ku dhinteen dagaalyah anno la socday.

Ciidamadan gaarka u tababaran ayaa horay sam eeyay hawlgallo aad u waaweynaa oo ay ka mid yihiin kuwii lagu dilay Cusaama Bin Laadin iyo hoggaamiyihii gu ud ee kooxda Daacish, Abubak ar Al-Baqdaadi.

Laakiin isla ciidankan ayaa la sheegaa in ay ka quusteen soo qabashada Jana raal Maxamed Faarax Caydiid oo Mareykanka kula dagaallamay Soomaaliya.

Qaabkii ay u fuliyeen howgalkii Cusaama

Weerarkii Bin Ladin waxa uu ahaa mid sannado badan la qorsheynayay balse fulint iisa waxay qaada tay 40 daqiiqo oo keliya.

In ka badan 10 xubnood oo ka tirsan militariga Ma reykanka ayaa laga dajiyay meel u dhow darbiga dhe er ee dhisme saddex dabaq ah oo ku yaalla duleed ka Abbottabad ee waqooyi-galbeed Pakistan, halk aasoo uu ku noolaa Bin Laadin.

Is-rasaasayn kooban ka dib, shan qof ayaa ku dhi ntay, oo uu ku jiro Osama Bin Laden oo la shee gay in xabbad lagaga dhuftay isha bidix korkeeda.

Dhammaan ciidamada Mareykanka ayaa si nabad ah dib ugu soo laabtay goobtii ay ka tageen, inkastoo ci lad farsamo ay ku timid hal diyaarad oo helicopter ah oo ay goobta uga tageen.

Haddaba maxay yihiin ciidammadan gaarka ah?

Mid ka mid ah ciidamada Mareykanka oo dagaal ku jira

Ciidammada Mareykanka uu ku faano ee howg alka gaarka ah fuliya ayaa waxaa lagu magacaabaa SEAL Team Six (ST6), oo sidoo kale loo yaqaanno Naval Special Warfare Development Group. Waxaa sidoo kale ciidamadan gaarka ah ee Mareykanka loo yaqaanaa oo magacooda loo soo gaabiyaa (Dev Gru), magacaasi oo ay caan ku ahaayeen in ka bad an nus qarni.

Ciidamadan ayaa waxay howlg allo gaar ah ka ful iyeen meelo badan oo caalamka ka mid ah.

Ciidamada ayaa ahaa shaqsiyaad xiddigo ah oo laga soo xulay militari ga Mareykanka islamarkana si gaar ah loogu tabab aray fulinta howlgallada qarsoodiga ah. Guud ahaan waxay ka kooban yihiin 2,500 oo askari, waxaana loogu magac daraa deegaanka lagu taba baray haddii ay tahay badda, hawada iyo dhul ka-ba. Hawlgalladoodu aad bay u kala duwanaan kar aan dabeecad ahaan, kuwo waxay ga laan dagaalka caadiga ah, la-dag aalanka argag ixisada iyo badba adinta dadka la afduubto.

"Waa nimanka ugu tababarka wanaagsan Am eerika, dadka caadiga ah ee wadd ooyiinka socda la mid ma aha," ayuu yiri Don Ship ley, oo ku sugan Vir ginia, kaasi oo 20 sano ka mid ahaa Ciidanka Badda ee Mareykanka.

"Askartani noqday ciidamada gaarka ah waxay le eyihiin aragti dheer, oo ka sarreysa garaadka dadka kale, waxayna leeyihiin jir aad loo dhisay si ay ugu adkaystaan ​​ciqaabta badan ama garaacid badan," ayuu intaa ku daray.

Inta badan waxaa lagu tilmaamaa inuu yahay tab abarka ay maraan midka ugu adag ee ay heli karaan ciidammo gaar ah meel kasta oo ay adduunka ka joogaan.

Tirada shaqsiyaadka inta ay u adkeysan waay aan tababarka ee isaga taga ayaa waxaa lagu shee gay boqolkiiba 80-85, taasi oo macnaheedu yahay in boqolkiiba 20 oo kali ah ay ka gudbayaan tababarka.

Stew Smith, oo muddo 8 sano ah ka tirsanaa ciidam adan haddana Maryland ka bixiya koorsooyin tabab barka jirdhiska ah ayaa ka waramay tayada ciidama dan iyo tababarkooda.

Waxa uu sheegay in 6-da bilood ee ugu horreeya ee tababbarka ciidamadan uu yahay marxaladda ugu adag.

Waxa jira maalmo ka mid ah oo uu tababarku soc onayo 120 saacadood oo xiriir ah, waxaana ka mid ah waxayaabaha lagu tababaranayo dabaasha, orod ka, quusidda biyaha iyo in uu qofa ka gudbo caq abado badan oo loo dhigay.

Waxaa ciidamadan la asaasay xilligii Madaxwey ne John F Kennedy si loo xoojiyo awoodda ciidama da gaarka ah ee Maraykanka. Ciidamadan gaarka ah ee Mareykanka ayaa waxay sanooyiinkii u dambe eyay ho wgallo gaar ah ka fuliyeen dalalka Afqaanist aan,Ciraaq iyo meelo kale oo dunida daafaheeda ah.

Doorka ciidamadan ee howlgalkii Ceydiid

Janaraal Caydiid

Aqalka gaashaandhiga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa xaqiijiyay sanaddii 2012 in xubno ka tirsan isla ciidamadan gaarka ah ay howlgal ay ka fuliyeen Soomaaliya ku soo furteen nin u dhashay dalka Den mark iyo haweeney Mareykan ah oo ay afduubteen kooxo hub eysan.

Balse ciidammadan gaarka u tababaran sanado ka hor howlga lkaasi ayay Sooma aliya tageen si ay u soo qabtaan janaraal Maxamed Faar ax Ceydiid oo ka mid ahaa hoggaamiye kooxe edyada Soomaaliya.

Bishii Agoosto ee sanadkii 1993 afar ka tirsan cii dammada gaarka u tababaran ee ST6 ayaa laga dej iyay magaalada Muqdisho si ay ugu biiraan dhigooda DELTA oo ah ciidammo ka tirsan milatariga Mareyk anka oo loo xil saaray soo qabashada Ceydiid.

Waxay ka qeyb qaateen dhowr howlgal oo ay ku taageerayeen ciidammada milatariga iyo kuwa CIA-da oo bishii October 1993 weerar ku ekeeyay hoteel ka Olimbik ee caasimadda Muqdisho.

Ciidammadaasi uma suurtagelin inay soo qabtaan Caydiid, balse ka qeyb qaadashada howlgalkaasi waxay ciidammada ST6 ku mutueysteen abaalmariin no. Waxaa ka mid ahaa askartaasi afarta ah Haward Wasdin oo dagaalka ku sii jiray inkastoo seddax jeer la dhaawacay intii uu socday dagalakaasi lagu doon ayay qabashada Janaraal Caydiid.

Dad badan oo Soomaali ah ayaa howlgalkaasi ku dhimatay halka Mareykanka looga dilay 18 ka tirsan ciidammadiisa, taasoo horseeday in Mareykanka uu soo afjaro howlgalka. Waxaa howlgalkasi laga sam eeyay fililmka caan baxay ee Black Hawk Down.

XIGASHO:BBC


CARFISADA GURYAHA OO LAGA DIGAY INAY SABABTO DHIMASHO


Waaliddiinta gabadh geeriyootay ka dib markii ay qaadatay hawada carfisada guryaha ayaa ka doonaya shirkadda soo saarta carfisadan inay dadka uga digaan halista ka dhalan karta.

Giorgia Green, oo gabadh 14 jir ahayd kana soo jeedda Derby, UK, ayaa wadnuhu istaagay ka dib markii carfisada ay ku buufisay qolka jiifka.

Waaliddiinteeda ayaa tan iyo xilliggaas ka war ka helay dad da' yar ah oo aan si ula kac aheyn u dhintay kadib markii ay uriyeen carfiso.

Iyada oo laga jawaabayo arrintan, ururka warshadaha soo saara carfisadanAerosol ee Britain (BAMA) ayaa sheegay in carfisada ay ku dul qoran yihiin ereyo "digniino ah oo iska cad".

Sharci ahaan, shirkadaha so saara carfisada waa inay ku dul qoraan weelka ay ku jirto "ka fogee isla markaana dhig meel aanay carruurtu gaari karin". Si kastaba ha ahaatee, waalidiinta Giorgia waxay yiraahdeen qoraalku far yar buu ku qornaa.

Waxay aaminsan yihiin in waalidiin badan ay carruurtooda u iibiyaan carfisada iyagoon dareemin digniinta ku qoran.

"Dadku ma yaqaannaan waxyaabaha halista ah ee ku jira carfisada," ayuu yiri gabadha geeriyootay aabbaheed oo la yiraahdo Paul.

"Waxaan jeclaan lahaa in qof ku nool adduunka uusan marin dhibaatadii aan soo maray".

Paul Green iyo gabadhiisa

XIGASHADA SAWIRKA,FAMILY PHOTO

Qoraalka sawirka,

Paul Green iyo gabadhiisa

Giorgia waxay qabtay xanuunka autism-ka, aabbaheedna wuxuu sheegay in gabadhiisa ay jacleyd in bustayaasha ay ku buufiso carfiso.

"Udgoonka carfisada ayay jecelyd oo soo jiidatay," ayuu yiri Mr Green.

Giorgia walaalkeed ka weyn ayaa arkay gabadha iyada oo aan hadleyn xilli ay ku sugneyd qolka jiifka 11 May 2022.

"Albaabka guriga wuu furnaa, ma kala cadda in carfisada ay si daran guriga ugu buufiso iyo in kale balse waxay u muuqataa in wax badan ay ku buufisay halkaas"

"Mar uun wadnaheeda ayaa istaagay ka dib markii carfisada ay jirkeeda gashay"

Lama ogo sababta ay u geeriyootay balse "waxaa lagu tirinayaa inay nuugtay carfisada".

Giorgia Green,

XIGASHADA SAWIRKA,FAMILY PHOTO

Qoraalka sawirka, Giorgia Green

Sida laga soo xigtay Xafiiska Tirakoobka Qaranka (ONS), in carfisada lala xiriiyay 11 dhimasho ah intii u dhaxaysay 2001 iyo 2020.

Si kastaba ha ahaatee, tirada dhabta ah ee dhimashadu waxay u muuqataa inay ka badan tahay tan, sababtoo ah xaqiiqda ah in walxaha gaarka ah aan had iyo jeer lagu xusin shahaadooyinka muujinaya dhimashada.

Shahaadada dhimashada ee Giorgia waxay tilmaamaysaa inay qaadatay hawada carfisada.

Butane - oo ah maadada ugu muhiimsan ee laga helay carfisada hawadeeda ay qaadatay Giorgia - ayaa la diiwaangeliyay inay ku lug laheyd 324 dhimasho intii u dhaxaysay 2001 iyo 2020. Propane iyo isobutane - oo sidoo kale laga helay carfisadan - waxaana lala xiriiriyay 123 iyo 38 dhimasho ah.

ONS waxay sheegtay in walxahan lala xiriiriyay tiro dhimasho ah, iyadoo xustay: "Qaadashada hawada butane ama gaasta propane waxay keeni kartaa wadne xanuun."

Ururka Royal ee ka hortagga shilalka ee (RoSPA) ayaa sheegay in tiro dad ah ay dhinteen ka dib markii ay si xad dhaaf ah ay isugu buufiyeen carfiso.

Ashley Martin, oo ah lataliyaha caafimaadka bulshada ee RoSPA, ayaa tiri: "Waa ay fududahay in loo qaato inay gabi ahaanba la isku haleyn karo badqabka oo aan laheyn wax halis ah, run ma ahan arrintaas".

Ururka warshadaha soo saara carfisadanAerosol ee Britain (BAMA bayaan uu soo saaray ayaa sidatan lagu sheegay : "Ururka (BAMA) wuxuu si dhab ah ula tacaali doonaa dhacdo kasta oo ku lug leh wax soo saarka carfisada, aad ayaan uga murugoonnay inaan ogaanno dhimashada qof aad u da'yar.XIGASHO:BBC


SIDA TURKIGA IYO PAKISTAN AY UGA FALCEL IYEEN SIYAASIGA KITAABKA

 QUR'AANKA KU GUBAY MISAAJID HORTII


Rasmus Paludan oo kitaabka qur'aanka gubaya

Turkiga iyo Pakistan ayaa si adag uga falceliyay ficilkii uu jimcihii ku dhaqaaqay siyaasi la yirahdo Rasmus Paludan kaas oo kitaabka qur’aanka ku gubay bannaanka misaajid ku yaalla magaalada Copenhagen iyo afaafka hore ee safaarada Turki



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip