Qoorqoor Iyo Wasiirka Gaashaandhigga Oo Kormeeray Fariisamaha Ciidanka Ee Xarardheere

0
Tuesday January 24, 2023 - 10:03:18 in Wararka by
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoorqoor Iyo Wasiirka Gaashaandhigga Oo Kormeeray Fariisamaha Ciidanka Ee Xarardheere

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka Gaashaandhiga XFS iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug, ayaa kormeer kusoo maray magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug, asagoona u kuurgalay xaalada nololeed ee bulshada reer Xarardheere ee dib ugu soo laabtay magaalada.

 
Madaxweynaha ayaa sidoo kale kormeer ku tagay xarumaha dowladda ee bixiya adeegga bulshada sida xarunta degmada, Isbitaalka magaalada iyo saldhiga Booliska degmada Xarardheere.

Xarardhere ayaa ka mid ah magaalooyinka dhawaan soo galay gacanta dowladda,waxaana haatan si buuxda gacanta ugu haya Ciidanka Dowladda iyo kuwa dadkadegaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip