Booliiska gobolka Banaadir oo qabtay eedeysanayaal falal dil iyo dhaawac ah kasoo geystay Garowe

0
Tuesday January 24, 2023 - 15:45:32 in Wararka by
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliiska gobolka Banaadir oo qabtay eedeysanayaal falal dil iyo dhaawac ah kasoo geystay Garowe

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir gacanta ku dhigay koox eedeysanayaal ah oo dil iyo dhaawac kasoo geystay Magaalada Garowe, Kadibna usoo baxsaday Magaalada Muqdisho.
Kooxdaan oo ka kooban seddex rag ah ayaa ku eedeysan in Magaalada Garowe kusoo dileen Muwaadin lagu Magacaabi jiray Cabdullaahi Jeylaani, sidookale kusoo dhaawaceen Muwaadin Hanad Xasan Cawil.

Taliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir oo horay luugu soo gudbiyay xogta eedeey-sanyaasha ayaa labo kamid ah xalay ka qabtay guri ku yaala degmada Shibis, halka midka kale laga qabtay Xamar-Jajajb.


War-saxaafadeed kasoo abxay taliska booliiska gobolka Banaadir, ayaa lagu sheegay in eedeeysanyaashan la hor gayndoono Maxkamadaha dalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip