Dhageyso: Mas'uul ku baaqay in la baaro Weerarkii Xarunta Gobolka Banaadir

0
Monday January 23, 2023 - 20:13:21 in Wararka by
  • Visits: 192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Mas'uul ku baaqay in la baaro Weerarkii Xarunta Gobolka Banaadir

    ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,

Gudoomiyihii hore degmada Heliwaa Cumar Cabdulle Jacfaan kana mid ah Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa Cambaareeyay Weerarkii shalay ka dhacay xarunta gobolka Banaadir ee ay qaadeen Alshabaab.

Mudane Cumar Cabdulle Jacfaan ayaa Marka hore ka tacsiyadeeyay khasaaraha ka dhashay weerarka, waxaana uu sheegay in Alshabaab looga adkaan karo wada shaqeeyn dhex marta hay’addaha Amniga & Dadka shacabka ah.

Sidoo kale ‘ Mudane Cumar Cabdulle Jacfaan ayaa ku baaqay in Cadaaladda la horkeenno shaqsiyaadkii ka dambeeyay oo Alshabaab u fududeeyay in ay galaan xarunta Gobolka Banaadir.



Audio Player
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip