HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 23-KA JANNAAYO 2023-KA

0
Monday January 23, 2023 - 08:18:27 in Wararka by
  • Visits: 359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 23-KA JANNAAYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xasan Sheekh oo sheegay arrin aan laga aqbali doonin askarta Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan mag aalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa she egay in aan marnaba la aqb alayn in askarta oo ilaalin laheyd shacabka in ay iyagu ku xad-gudbaan.

Madaxweynahay ayaa hadalkaan ka sheegay xaru nta tababarka ciidamada taliska 60-aad ee xoo gga dalka ee magaaalada Baydhabo oo Shalay uu kormeer ku tagay, halkaas oo dufcadda 15-aad ee ka qalin-jabisay dugsigan.

Xasan ayaa sidoo kale kula dardaarmay ciid amada qalabka sida ee Soomaaliyeed in ay ilaa liyaan anshaxa ciidannimo, masuuliyadda koo waadna ay ka dhigtaan badqabka, karaamada iyo nolasha muwaadiniinta Soomaa liyeed.

Waxa kale oo uu xusay in wajiga labaad ee xoreynta deegaanada uu ka bilaabanayo Ko onfur Galbeed, sidaas awgeed looga baahan ya hay maamulka, bulshada iyo laamaha amma anka Koonfur Galbeed in ay dardar-geliyaan ab aabulka iyo diyaar-garoowga howlgalka xore ynta.

Digniinta uu madaxweynaha siiyay markale askarta ayaa imanaya xilli ay kordheen dilalka ciidamada dowladda ka geystaan gudaha caas imada, taasi oo walaac ku abuurtay dadka ray idka ah.

Dorraad ayey aheyd markii uu askari ka tirs an ciidamada dowladda uu dil ugu geystay mag aalada Muqdisho wiil dhalinyaro ah oo waday Mooto, kaasi oo xilliga la dilayay mootada ku waday hooyadiis iyo walaashiis oo lasoo wa riyay inay goobta ku suuxeen, kadib dilka wiil kooda.

Dhacdadan ayaa Dorraad sababtay dibad-bax, ayada oo goobta dilka ka dhacay isugu so baxeen shacab careysan iyo darawalo, kuwaasi oo ciidamada ammaanka ay markale rasaas u adeegsadeen, waxaana goobta ku dhintay dar awal kale oo ka shaqeynayay gaadiidka dad weynaha ee BL-ka iyo qof kale, kadib markii ay halee shay rasaastu.

Madaxda sare ee dowla da ayaa marar badan ka digay dilal ay geystaan askarta dowladda, wax aa markii ugu dambeysay go’aan ka soo saaray madaxweyne Xasan Sheekh oo amar culus siiy ay Maxkamadda Ciidamada si tallaabo adag loo ga qaado dambiileyaasha.

Afhayeenka Booliiska oo ka warbixiyay wee rarkii Khawaarijtu ku soo qaaday xarun ta Gobolka Banaadir

Afhayeenka Boliiska Soomaaliya, Sadiiq Aad an Doodishe ayaa faah-faahin ka bixiyay ayaa ka warbixiyay weerarkii naf-lacaariga ahaa ee Khawaarijtu ku soo qaadday xarunta Aqalka Dowladda Hoose.

Afhayeenka oo shir jaraa’id ku qabtay xarr uunta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shee gay in ciidamada ammaanka ay ku guulaysteen in ay ka hortagaan weerarka Khawaarijta soo qaadeen. Mudane Sadiiq Aadan Doodi she ayaa sheegay in kooxda khawaarijta ee weerarka soo qaaday ka koobn ayeen 6 dhagar qabe.

Afhayeenka ayaa sheegay mid kamid ah xubna ha khawaarijta uu isku qarxiyay banna anka ho re ee dhismaha, halka shan xubnood oo kale la toogtay iyaga oo aan soo gaarin halkii ay u socdeen.

Sidoo kale, afhayeenka ayaa sheegay in how lg alka intii uu socday ay soo badbaadiyeen dad isugu jira mas’uuliyiin iyo shacab. Tirada dadka rayidka ee dhintayna ay gaarayaan 6 ruux.Xigasho:Sonna.So

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo korme eray Wasaaradda Ganacsiga

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Salah Ahmed Jama ayaa Shalay kormeer sha qo ku tagay Xaruunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumad da Federaalka Soo maaliya.

Ra’iisul wasaare ku xige enka ayaa u kuur-galaa yey hawlaha shaqo ee ba axadda leh ee Wasaa ra ddu ay u hayso shacabka Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Xildhibbaan Jibril Abdir ashid Haji Abdi, ayaa Ra’iisal Wasaare ku xi geenka dalka uu warbixin ka siiyey hawlaha sh aqo ee Wasaaradda, qorsheyaasha horumarin ta Ganacsiga, Warshadaha iyo Maal-gashiga, iyo guud ahaan dedaalada ay sameeyeen, iyo caq abadaha jira inta ba.

Dowladda oo shaacisay in lasoo afjaray wee rarkii xarunta gobolka iyo khasaaraha

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sha acisay in ciidamada amniga ay soo afjareen wee rarkii dagaal-yahaano ka tirsan Al-Shabaab ay Shalay kusoo qaadeen xarunta maamulka gobolka anaadir

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaar-adda wa rfaafinta ayaa lagu sheegay in ciidamada ay too gteen xubnihii Shabaabka ahaa ee weer-arka soo qaaday, kuwaasi oo ahaa lix dagaal-ya-han.

Maleeshiyaadka Shabaabka ahaa ee goo bta yimid ayaa ahaa kuwa lugaynaya, iskuna ekaysiiyay ciidamada Qaranka si ay halkaas u soo gaaraan, sida lagu sheegay qoraalka kasoo baxay dowladda.

Dowladda ayaa xaqiijisay in weerarkii xaru nta maamulka gobolka Banaadir ay ku dhi-nte en 5 ruux oo shacab ah, afar kalena ay ku dhaa wacmeen.

"Ciidamada amniga oo ahaa kuwa aad u feejigan ayaa goobtaas ka fuliyay hawl-gal labo qaybood ah, qaybta hore oo ahayd badbaadinta masuuliyiinta iyo muwaadiniinta ku sugnayd goobta ayay ciidamadu fuliyeen sidii ay qor shee-yeen iyaga oo ku guulaystay in ay ka soo saaraan halkaas iyaga oo bad qaba,” ayaa lagu yiri qor-aalka kasoo baxay wasaaradda warf aafinta."Qaybta labaad ee hawlgalka ciidamada oo ahaa in la soo afjaro maleeshiyaadkii Khaw aa-rijta ahaa ayay isna ciidamadu soo gabaga- beeyeen iyaga oo toogtay Kooxdii Khawaarijta ahayd oo ka koobnaa 6 dhagarqabe.”

Dowladda federaalka ayaa ugu damb-eynt iina ka tacsiyadeysay dadkii ku dhintay weer arkaasi, ayada oo Allah uga baryaysa caaf-ima ad deg-deg ah kuwa dhaawacmay.

"Falalkan waxashmimada ah ee ay gey-san ayaan Khawaarijtu waxay dowladda iyo dadka Soomaaliyeed u caddeyneysaa sida ay lagama maarmaan u tahay in Khawaarijta laga suuliyo gebi ahaanba geyiga Soomaaliyeed, iyadoo uu dalka ka socdo dagaalka looga xoreynayo koo xda Khawaarijta.”

Weerarkan ayaa ku soo aaday, xilli ma-alm ihii u dambeeyay ay Al-Shabaab culeyska soo saartay magaalada Muqdisho, kadib howl-gal ada ka billowday gobollada dalka, waxaana weerarkii u dambeeyay oo toos ahaa ay ku qaa day Villa Rays oo ku yaalla agagaarka mad axtooyada.

Madaxweyne Xasan Sheekh” Waxaa bllaaba naya wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaa-lka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kor meeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad ee Xoogga dalka ee Magaalada Bayd-habo ayaa kula hadlay halka as dufcadda 15-aad ee ka qal injabisay dugsigan.

Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay Ciidamada Qal abka Sida ee Soomaaliyeed in ay ilaaliyaan an shaxa ciidannimo, masuuliyadda ko-owaadna ay ka dhigtaanbadqabka, karaamada iyo nol asha muwaadiniinta Soomaaliyeed, iyadoo aan la aqbalayn in askartii ilaalin lahayd shacabka in ay iyagu ku xadgudbaan.

Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuri-yadda ayaa xusay in wajiga labaad ee xoreynta deeg aannada uu ka bilaabanaayo Koonfur-galb-eed, sidaas awgeed looga baahan yahay maam-ul ka, bulshada iyo laamaha ammaanka Koonfur-galbeed in ay dardar geliyaan abaab ulka iyo diyaar-garoowga howlgalka xoreynta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder-aalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuuday-aa maalmihii la soo dhaafay Magaalada Baydhabo ka waday kulamo kala duwan, waxaana intooda badan looga hadlayay dib u heshiisiinta iyo dar dar gelinta howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Maamulka Gobolka Banaadir oo War kasoo saaray weerarkii Xarunta Gobolka

Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Ciise Guure oo ay garab taagna ay een Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaa dir, Xoghayaha Guud iyo Maamulada Degmo oyinka oo shir jiraa’id ku qabtay Aqalka Dowlad da Hoose Ee Xamar ayaa bogaadiyey sida Ciid amada Amniga ay usoo gabagabeeyeen weer arkii Al-Shabaab ay kusoo qaadeen Xaru nta Maamulka Gobalka Banaadir

Guddoomiye Ciise Guure ayaa tilmaamay in cii damada amnigu ay ku guuleysteen soo afjarida 6 ka tirsan Shabaabkii weerarka soo qaadday, kuwaasi oo mid ka mid ah ismiidaamiyay halka 5-ta kale iyagoo gaarin qorshihii ay la dama csanaayeen shaqaalaha iyo bulshada usoo ad eeg doontay xarunta lasoo afjaray.

Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Ciise Guure ayaa tacsi u diray ehel lada 5-ta muwaadin ee ku dhintay weerarkan, isagoo caafimaad u rajeryey inta dhaawacan tay.

Falalkan ay geysanayaan Al-Shabaab wa xay dowladda iyo dadka Soomaaliyeed u cad deyneysaa sida ay lagama maarmaan u tahay in Shabaab laga suuliyo gebi ahaanba geyiga Soomaaliyeed, iyadoo uu dalka ka socdo dag aalka looga xoreynayo.

Guddiga Warfaafinta Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madaxda Wasaaradda Warfaafinta XFS

Guddiga Warfaafinta, Wacyi gelinta, Dhaq anka, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Sha cabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaa lka Soomaaliya, ayaa Shalay kulan la yeeshay madaxda Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya.

Madaxda Wasaaradda, ayaa waxaa hoggaam inaayay Wasiirka Wasaaradda Mudane Daa ’uud Aweys, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala, Agaasimaha guud ee Wasaaradda mudane Cabdullaahi Xa yir Ducaale iyo mas’uuliyiin kale.

Kulanka oo uu shir guddoominaayay gudd oomiyaha guddiga Warfaafinta, Wacyi gelinta, Dhaqanka, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamuud Cabdulqaadir Xaaji (Jeego) ayaa isbarasho madaxda Wasaar adda iyo guddiga, xoojinta wada shaqeynta iyo iska warqabka kala warqaadasho. Wasiir Daa’ uud Aweys, ayaa guddiga usoo bandhigay qor she howleedka Wasaaradda, Sha rciyada iyo xeerarka ay diyaarinayaan, isagoo guddiga ugu mahadceliyay wada shaqeynta wa naagsan ee kala dhaxeysa. Xubnaha guddiga ayaa wasiirka weydiiyay su’aalo ku saabsan Shaqada Wasaa radda iyo xaalada guud ee wariyaasha Sooma aliyeed.

Madaxweyne Qoorqoor Oo Kormeeray FariI sim aha Ciidamada Ee Degmada Xarar dheere

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmu dug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ku sugna degmada Xarardheere ee gobolka Mud ug ayaa kormeer ku tagay fariisamaha ciidama da xooga dalka iyo ciidanka daraawiishta Gal mudug ay ku leeyihiin deegaanada hoostaga Xarardheere.

Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo maalm ahan joogay degmada Xarardheere ayaa wax aa uu saraakiisha iyo ciidamada xoogga iyo ku wa Galmudug ku bogaadiyay guulaha ay ka gaareen howlgalada lagula dagaalamayo Al-shabaab ee ka socda Gobolka.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo la hadlaayay ciidamada ku sugan furimaha daga alka ee Xarardheere iyo deegaanada hoostega degmadaas ayaa sheegay in loo baahan yahay inay ciidamada dardar-geliyaan howlgalada so cda.

Kormeerka uu smaeeyay Madaxweyne Ax med Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxaa ku wehlinaayay saraakiil ka tirsan ciidamada xoog ga dalka iyo kuwa daraawiishta dowlad Gobol eedka Galmudug.

Ciidamada xoogga iyo dadka deegaanka ayaa maalmo kahor la wareegay degmada Xara rdheere ee Gobolka Mudug oo sanno badan ay ku sugnaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab, waxaana degmadaas lagu qabtay kulan looga hadlaayay xaqiijinta amniga degmada.

laftagareen oo cafis u fidiyay askartii ka qe yb qaadatay dagaalkii ka dhacay Baydhabo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koon fur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa cafis u fidiyey askartii u xirne yd ka qeybgalka shaqaaqadii bil kahor ka dhac

day Magaalada Baydhabo ee u dhaxe eysay Cii damada ka amar qaadanayay Madax weyn ha Konfur Galbed iyo Mushari xiinta mucaaradka.

Tallaabadan cusub ayaa ka tarjumeysa dad aal lada Dib u heshisiinta ah Koonfur Galbeed taas oo uu ku guuleystay madaxweynaha Ja mhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan She ekh Maxamuud. Qoraal kasoo baxay Xafiis ka Madaxw-eynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu yiri” Laga bilaabo Shalay oo ay taariikhdu tahay, 22 January 2023, waxaa uu Madaxwey naha Koonfur Galbeed cafis iyo saa maxaad u fi diyey maxaabiis, maadamaa lagu guda jiro han aanka dib-u-heshisiinta ee Koonfur Galbeed, si daas awgeedna waxa uu xafiiska xe er ilaalinta iyo Nabad sugida la farayaa in laga sii daayo xa bsiga Nabadsugida KG ee degm ada Baydhabo maxaabiista ku xeran.

Askarta cafiska loo fidiyay oo gaaraya ilaa 20 Askari ayaa kamid ahaa askartii ka qeyb ga-shay dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhabo gaar ahaan kuwo la safnaa Siyaasiyiinta mucra dka, waxaana magacyadooda lagu kala shee-gay.

Nuur Maxamed C/llaahi 38 jir ah kana ti-rsan ururka 47aad Qeybta 60 aad Baydhabo.

Xooga dalka Ibrahim Macalin Isaaq 35 jir ah kana tirsan 45aad Qeybta 60 aad Baydhabo.

Xooga dalka Xassan Cismaan Ibraahim 46 jir ah kana tirsan ururka 46aad Qeybta 60 aad Bay dhabo.

Xooga dalka Maxamed Isaaq Cismaan 38 jir ah kana tirsan taliska Qeybta 60 aad Baydhabo.

Xooga dalka Cali Aadan Ibraahim 29 jir ah kana tirsan taliska geybta 60 aad Baydhabo.

Xooga dalka Xassan Cabdi Cali 22 jir ah kana tirsan ururka 47aad qeybta 60 aad Bay-dhabo.

Xooga dalka Mugtaar Waarow C/laahi 38 jir ah kana tirsan ururka 46aad Qeybta 60 aad Bay dhbo.

Xooga dalka Cismaan Maxamed Xuseen 22 jir ah kana tirsan ururka 45aad Qeybta 60 aad Baydhabo.

Maxamed C/laahi Adan 35 jir ah kana tir-san kumaando boolis Xamar.

Maxamed Cali Xuseen 33 jir ah kana tirsan kumaando boolis xamar.

Maxamed C/raxmaan Mursal 40 iir ah kana tirsan booliska soomaliyeed gaar ahaan saldhiga degmada Baydhabo.

Maxamed Aadan Cabdi 34 jir ah kana tirsanaa dolow

Ciise C/laahi Axmed 22 jir ah kana tirsanaa dolow

Caydaruus Saalax Duurey 33 jir ah kana tirsanaa Qansax Dheere.

Asluub Maxmed xassan Cali 47 jir ah kana tirsan asluubta baydhabo;

Cali Xassan Maxamed 29 jir ah ku kana tirsa nan jirey Qeybta 60 aad Baydhabo.

Aadan Maxamed Bute ku jira Isbitaalka maga lada Baydhabo C/laahi Gacamey oo ku jira Isbitaalka Magalada Baydhabo

Burhaan Maxamed Ibraahim 40 jir ah kana tirsan Cidanka Dulmidid

Isgoowe ibraahim Hassan

Tallaabadaan uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed cafiska ugu fidiyay askartii kamid ah eyd kuwii Ciidamada maamulka Koonfur Galb eed kula dagaalamay magaalada Baydh abo ay aa kusoo aadeysa xilli Madaxweyne Xasan Sheekh & Guddoomiyaha Golaha Shac abka ay Baydhabo ka wadaan kulamo ay ku dhex-dhexa adinayaan Madaxwey naha Koon fur Galbeed iyo mucaar-adkiisa.

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo gacanta ku dhigay horjoogayaal katirsan Alshabaab

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ku wa deegaanka ee ku sugan degmada Ceel-dh eer ee gobolka Mudug ayaa howlgalo qorsh-ey san ku qabtay saddex Horjooge oo ka tirsan kooxda Alshabaab.

Horjoogayaashan oo lagu kala magac-aabo Cabdirashiid Macalin Cali Durdurshe, Cabdi Gaanyaco iyo Mascuud Cali Lugeey, ayaa lagu-soo bandhigay magaalada Xarardheere.

Saraakiisha ciidanka dowladda ayaa she-egay in horjoogayaashan ay kamid ahaayeen saraaki isha firxadka ah Alshabaab ee ka cararay how lgallada ka dhanka ah Alshabaab ee ka socda Mudug.

Dhinaca kale, waxaaa aad loo adkeeyay am maanka magaalada Xarardheere halkaas oo ay ciidamadu isku fidiyeen deegaanada hoos yimaada.

Ciidamada dowladda ayaa la sheegay inay Alshabaab ku baacsanayaan duurka, iyagoo ka hortagaya inay Alshabaab sameeyaan fursad ay iskusoo abaabulaan.Alshabaab ayaa badi soo weeraray de-egaana dii laga saaray, taa soo ciidamada ku noq-otay dhabarjab, taasoo keentay in dowl addu haa-tan dib uga fekerto si dii looga hortagi lahaa wee-rarada nuucaan ah.

Wasiirka Beeraha XFS oo ka qeyb galay shir looga hadlayay horumarinta wax soo saarka dalka

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraab ka Dowladda Soomaaliya Ahmed Madoobe Nuu now ayaa ka qeyb galay Shirka madasha caal amiga ee Cunnada iyo Beeraha (Global Forum for Food & Agriculture) oo ay isugu yimaadeen 70-wasiir iyo in ka badan 2000 oo wafuud oo ka kala socdey hay’adaha, deeq-bixiyaasha iyo daneeyayashaasha aarimaha wax soo saarka beeraha.

Sidoo kale, Wasiirka ayaa shir doceedyo la yeeshey wasiirada beeraha ee Dowladaha Jar malka,Norway,Talyaaniga,Nederland iyo Kenya , wuxuuna kala hadlay horumarinta iyo kor u qaadista wax soo saarka dalka.

Dowladda Federaalka ayaa waddo qorshe ay wadatashiyo kula yeelaneyso khubarada iyo xe el-dheerayaasha beeraha caalamka si loo ga aro isku filnaan xagga wax-soosaarka ah.

Mareykanka oo war ka soo saaray duqayn la gu laayay Shabaab

Taliska Ciidamada Mar eykanka ee Qaarad da Afrika (AFRICOM) ayaa bayaan ka soo saa-ray weerar dhinaca cirka oo Jimcihii ka dhacay duleedka Degmada Galcad ee Gobolka Galg-aduud.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in weerarka la gu dilay 30 ka mida maleeshiyada Al Shabaab, laguna burburiyay saddex baabuur oo ay wat een. "Codsi ka yimid Dowladda Federaalka So maliya iyo taageerada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah Al Shabaab, Tal-iska Mareykanka ee Afrika ayaa qaaday weerar is difaac oo wadajir ah, 21-kii January 2023.” Ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Taliska AFR-ICOM.

Bayaanka ayaa lagu sheegay "Falalka is biirs aday ee ay qaadeen ciidamada huwanta ah ee goobta ku sugnaa iyo iska horimaadka wada-jirka ah ayaa lagu qiyaasay in ay ka dhasheen burburka saddex baabuur iyo inay ku dhinteen ku dhawaad ​​soddon ka tirsan argagixi sada Al Sha-baab.

Marka la eego goobta uu dagaalku ka dhac ay oo fog, Talisku waxa uu qiimeeyay in aysan jirin dad rayid ah oo ku dhaawacmay ama ku dhin tay.”

Mareykanka ayaa dhanka cirka ka gara-acay maleeshiyadaasi, ka dib markii ay weerar culus ku ekeeyeen xerada Ciidanka Xoogga Dalka ee Galcad. Duqaynta ayaana dhacday xilli Shab-aabku dib uga baxayeen degmadaasi.

Mareykanka ayaa Villa Somalia ka taa-geeraya dadaalada ay ku dooneyso in ay ku wiiqdo Sha baabka hubeysan ee dalka ka dag-aalama.

Khubarada militariga ayaa fahamsan in weerar ada dhanka cirka ay muhiim u yihiin gul ufka ay ciidamadu dib ugu xoreynayaan dal ka.

Holwglka ATMIS oo Dowladda Soomaaliya Ku Wareejiyay Xiro Maslax

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Dow lad-da Federaalka Soomaaliya Xarunta Maslax oo kamid ah goobaha gacanta ku hayeen ATMIS,tan iyo sanadkii 2012-kii.

Xilwareejintu waxay la socotaa Fikradda Wa dajirka ah ee Hawlgallada (CONOPs) iyo Qors-haha Kala-guurka ee Soomaaliya – oo ay soo diyaariyeen Dowladda Federaalka ah ee Soo-maaliya, ATMIS, UN iyo la-hawlgalayaasha ho ru-marinta si ay u hagaan geeddi-socodka kala-gu-urka.

Heshiis dhuleed oo si rasmi ah loogu waree jina yay ayaa waxaa kala saxiixday Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Mido wga Afrika ee Soomaaliya (SRCC) ahna Mad axa AT-MIS Ambassador Mohamed El-Amine Souef iyo Wasiiru Dowlaha Gaashaa ndhigga Soomaaliya, C/nuur Daahir Fiid ow, kaddib mun aas abad ka dhacday xarunta Wasaaradda Ga ashaandhigga. ee caasim adda Muqdisho.

"Shalay waxay noo tahay waqti sharaf noo ah Hawlgal ahaan. Maslax waa xaruntii ugu hor reysay oo ATMIS ay ku wareejiso tan iyo ma-rkii la aasaasay 1-dii April 2022, kaddib markii uu dhammaaday howshii AMISOM,”ayuu SRCC ka sheegay xafladda oo ay ka soo qeybg aleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soo maaliya, ergo iyo wakiillo ka socday QM iyo Wa damada ciidamada ku deeqay (TCC’s).

Wareejinta rasmiga ah ayaa daba socota ma rkii ay ka baxeen ciidamada ATMIS ee Burundi ka dibna ay la wareegeen ciidamada qaranka Soomaaliya 15-kii Janaayo. Danjire Souef ayaa carabka ku adkeeyay doorka muhiimka ah ee FOB ay ka qaadatay sugidda amniga caa sima dda Muqd-isho, iyo fududeynta howlgal lada ciidan ee Howl-galka.

Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Soom-aaliya oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheega y in xil wareejinta ay ku soo aadeyso xilli dowladda Federaalka ay xoojisay howlgall ada ka dhanka ah Al Shabaab ee ka socda bar tamaha iyo koonfurta Soomaaliya.

"Guulyo ciidan oo aad u badan ayaa la gaar ay bilihii lasoo dhaafay, waxaana dooneynaa inaan sii laba jibaarno dadaallada hadda socda, waxaana ku xisaabtameynaa inaad taageertaan ciribtirka Al-shabaab,” ayuu yiri Fiidow, isagoo ku celceliyay sida ay Dowladda Federaalka uga go’an tahay geeddi-socodka KMG ah.

Markab Wada Shixnad 30,000 Oo Tan Oo Qamadi Ah Oo Loo Soo Diray Dal Ku Yaalla Geeska Afrika

Dekedda magaalladda Chornomorsk ee Go balka Odessa ee dalka Ukraine waxaa Shalay oo Axad ah ka soo shiraacday Markab Xamuul oo wada Shixnad Qamadi oo u socda dalka Eth iopia ee aan wax Deked ama Badda aan lahayn.

Qoraal lagu soo daabacay Barta Teleg-ram ee Wasaaradda Kaabayaasha Dhaqaalaha ee dalka Ukraine ayaa lagu muujiyey in Markabka Xamuulka ee MV AMIRA HANA uu 30,000 oo tan oo Qamadi ah geyn doono Dekedda Djibo uti, halkaasi oo Shixnadaasi loogu sii gudbin doono dalka Ethiopia oo Warbixinta lagu sheeg ay inay dadka Ethiopian-ka la dhibaa taysan yih iiin Macluul (will be transported to Ethiopia, whose residents are suffering from hunger).

Dhanka kale, Waxaa xusuusin mudan in Ma daxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zel enskyy uu bilaabay Barnaamijka Dalaga Bada-rka (Haruurka), iyadoo ay Ukraine la kaashana yso Dowladaha ay Wada shaqaynta leeyihiin, si Kaa-lmadasi oo gaarsiiyo dalalka ay soo waja hayso Xiisadda Aadminimo (Afacing a humanit arian crisis).

Barnaamijka Badarka ama Haruurka ka yimaa da dalka Ukraine waxaa Fulinta qeybint eeda lala kaashadaa Barnaamijka Cintada Adduunka ee World Food Programme (WFP).

Bannaanbaxyada looga soo horjeeda Israa’iil oo xoogeystay

Dad ka badan 100 kun oo qof ay ka qayb gal een ayaa la filayaa iney ka qayb galaan mud aharaad ka dhacaya waddooyinka magaalada Tel-Aviv kaasoo looga soo horjeedo qorshaha dow ladda ay ku dhimeyso awoodda Maxkamadda Sare ee Israa’iil.

Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka iyo Raysal wasaarihi hore Yair Lap id iyo siyaasiyiin kale ayaa la filayaa iney mudaharaadkaasi ka qayb qaataan.

Dadka ka soo horjeeda qorshaha dowladda ay ku dhameyso awoodda maxkamadda sare waxay ku tilmaameen iney tahay mid wiiqeyso dimuqraad iyadda Israa’iil.

Booliska Israa’iil ayaa heegan la geliyey si ay uga hortagaan mudaharaadyada dowladda looga soo horjeedo oo la filayo iney ka dhacaan waddoo yinka magaalada Telaviv si ay isugu diyaariyaan.

Taageerayaasha dowladda ay siyaasaddeedu midigta tahay oo taageeraya isbaddalka la qorsh eynayo in lagu sameeyo awoodda garsoorka ayaa iyaguna la filayaa iisu soo bax ay dowladda ku taageerayaan iney dhigaan.

DHAKHAATIIRTA ILKAHA OO KA DIGAY AR RIN AY SAMEEYAAN DADKA QAAR

QALABKA ILKAHA LA GASHTO

Dhakhaatiirta ku takhasusay ilkaha ayaa BBC u sheegay in qalabka caagga ah ay dadka ilkaha ku xirtaan uu saameyn ku reebo ilkahooda, qala bkan ayaa laga codsadaa Online-ka.

Mid kamid ah dadka isticmaala qalabka ilka-gashi ga ayaa sheegay in ilkihiisa ay nuglaadeen isla markaana uu awoodi waa yay in uu cuno tufaaxa.

Smile Direct Club, oo ah shirkadda ugu weyn ee iibisa qalabkan, ayaa she egaysa in uu toosiyo ilk aha si ka dhakhso badan isla markaana ka qiimo jaban birihii ilkaha la gashan jiray.

Shirkadda waxay intaa raacisay in dad badan oo adeegsaday qalabka ay ku guuleysteen.

Laakiin dhakhaatiirta ilkaha qaarkood iyo dhakhaa tiirta lafaha waxay aaminsan yihiin in macaamiisha waxa loogu yeero daryeelka ilkaha aysan ka warqabin waxyeellada ay keeni karaan birahan loo yaqaanno aligners haddii uusan qofka ku rakibin dhakhtar aqoon u leh arrintaas.

Jamie, oo ah aabbe kasoo jeeda Glasgow, ay aa u tagay dhinaca Smile Direct Club (SDC) ka dib markii laga soo xigtay uu ilkihiisa in uu toosiyo uu ku bixiyay £4,000-£6,000 oo lacagta giniga Ingi riiska ah.

Shirkadda orthodontics-ka ee adeegyadeeda ku iibisa Online-ka fadhigeeduna yahay Maraykan ka ayaa bixinaysay qalabka ilkaha la gashto ee cad, waxayna dadka ka qaadeysa ailaa £1,800 lacagta giniga Ingiriiska ah iyada oo aan loo ba ahnayn in la arko dhakhtar ku takhasusay.

Sida laga soo xigtay xarunta Smile Direct Club, wa xay sare u qaadeen helitaanka qalabka daryeel ayo ilkaha iyo afka "waxaana u suurtogashay inay dawo siiyaan in ka badan 1.8 milyan oo qof, iya doo dadka adeegsaday aysan wax dhibaato kala kulmin".'Tufaaxa ma ruugi karo' Laakiin Jamie hadda waxa uu sheegay in uus an mar dambe adeegsan doonin. "Ilkaheyga xitaa kuma ruugi karo tufaaxa sababtoo ah uma maleyn ayo in ilkheyga ay sidii hore ka xoog badan yihiin," ayuu yiri.

Kahor inta uusan bilaabin daawaynta waxaa loo soo diray xirmo qalabka ah si uu ugu qurxiyo ilkihiisa.

Laakiin lix bilood ka dib, wuxuu barta Reddit ku soo qoray: "Mid kamid ah dhoolasheyda ayaa marooray, ciridkeyga qaab kale ayuu u ekaaday waxay u muuqatay in qalabka uu xoqay ilkaheyga, waxaana i xanuunay ciridka".

Sida caadiga ah waxay aheyd in qalabka loogu talagalay in ilkaha la gashto ay dhakhatiir takha sus u leh dadka u geliyaan, dhakhaatiirtana waxay eegaan caafimaadka unugyada adag iyo kuwa jilicsan ee afka, ilkaha iyo cirridka, iyo haddii xidi ddada ilkuhu ay sii wadi karaan dhaqdhaqaaqa, waa qaar ka mid ah arrimaha ay dhakhaatiirta ilk uhu tixgeliyaan, waxayna adeegsadaan raajito.

Marka qof bilaabo xirashada biraha ilkaha, balla maha joogtada ah ee uu la sameynayo dhakhaatiirta wax ay u oggolaanayaan in lala socdo xaaladda caafimaad ee qofka.

Dr. Victoria Sampson oo ku takhasustay xanuunada ilkaha

Qoraalka sawirka,

Dr.Victoria Sampson oo ku takhasustay xanu unada ilkaha

Dr. Victoria Sampson oo ah dhak htarad ilkaha qaabilsan ayaa she egaysa in dadka isticm aala qalabk an ay dhayalsan kar aan dhibataada ka dhalan kar ta. haddii baaritaan la gu same ynayo ciridka iyo ilkaha, dadka waxay halis u yihiin inay lumiyaan qaar ka mid ah ilkaho oda.

Waxay sheegtay in ay daweysay qof iligga hore uu ka dhacay ka dib markii uu adeegsaday qalab kan ilkaha la gashto ee laga dalbado Online-ka sababta qofkaas si deg deg ah ayuu ilkahiisa uga bixiyay qalabka.

Waxay intaa raacisay in xididdada ilkaha ay ku fadhiyaan ay aad u gaaban yihiin sidaa darteed uma adkeysan karaan cadaadiska qalabkan.

XIGASHO:-BBC

MAXAY YIHIIN DUKUMENTIYADA SIRTA AH EE CUSUB EE LAGA HELAY GURIGA BIDEN?

Saraakiisha baaritaanka ka sameysay Guriga BidenBaarayaasha Waaxda Caddaaladda ee Mareykanka (DoJ) ayaa lix dukumeenti oo kale oo sir ah ka helay guriga madaxweynaha Mareyk anka, Joe Biden kadib baar itaan 13 saacadood qaatay oo lagu sameeyay guriga madaxweynaha ee ku yaa lla Delaware, sida uu shee gay qareenka Mr Biden.

Qaar ka mid ah duk umeentiyada laga helay gur iga Wilmington Jimcih ii waxay ahaayeen kuwa ku xusan xog laga soo bilaabo xilliggii uu ​​​​Senater-ka iyo qaar kale oo muujinayay waqtigii uu madax weyne ku xigeenka u aha ahaa Barack Obama.

Qareenka oo lagu magacaabo Bob Bauer ay aa sheegay in dukumentiyada qaar ee la helay ay yihiin 'qoraal shakhsi ahaan gacanta lagu qoray" iyo agab kale. Xilliggii ay saraakiisha waaxda cad daalladda sameynayaan baaritaanka, guriga ma aysan joogin Mr Biden iyo xaaskiisa.

Madaxweynaha ayaa u ogolaaday saraakiisha inay galaan gurigiisa si ay baaritaan ugu sameeya an dhammaan dhismaha oo dhan si loo helo diiwa annada suurtagalka ah xilliggii uu madaxweyne ku xigeenka ahaa iyo agabka sirta ah," ayuu yiri qare enka madaxweynaha oo soo saaray bayaan ku saabsan baaritaanka.

Horaantii bishan qareenada Mr Biden ayaa she egay in dukumentiyadii ugu horeeyay ee sir ah la ga helay 2-dii Noofambar Xarunta Penn ee Biden, oo ah xarun qaabilsan cilmi baarista oo uu madax waynuhu ka aasaasay Washington DC.

Qeybtii labaad ee diiwaanka ayaa laga helay 20-kii Diseembar garaash ku yaal gurigiisa Wilmin gton, halka dukumeenti kale laga helay meel ba khaar ah oo guriga ku taal 12-kii January, sida la ga soo xigtay qareenadiisa.

Markii la helay dokumentiyadaas , madaxwey naha wuxuu sheegay in kooxdiisa ay markiiba ku wareejisay waaxda keydka qaranka iyo sidoo kale waaxda caddaaladda, ma kala cadda sababta uu Biden u heystay dokumentiyadaas sirta ah.

Marka loo eego Xeerka Diiwaanka Madaxtooyada, diiwaannada Aqalka Cad waa in la geeyaa Kay dka Qaranka marka uu soo afjarmo xilka uu hayo qofka, halkaas oo si ammaan ah loogu kaydin karo.

Qareenka gaarka ah ee madaxweynaha, Rob ert Hur, ayaa xiliggaas loo magacaabay inuu hogaamiyo baaritaanka ku saabsan sida waraa qaha xasaasiga ah loo maareeyay.

Baaritaanka dheer iyo helitaanka dukumentiyo badan ayaa madax-xanuun siyaasadeed ku ah madaxweynaha, isaga oo isu diyaarinaya inuu ku dhawaaqo inuu mar labaad isu soo sharixi doono doorashada sanadka 2024-ta.

Mr Biden iyo xaaskiisa, Jill, ayaa sabtid iyo axad da wakhtigooda ku qaadanaya magaalo xeebeed ka Rehoboth Beach ee Delaware, halkaas oo ay ku leeyihiin guri kale. Waxaa la baaray hhoraantii bishan, lamana helin wax dukumeenti ah, sida ay sheegeen qareenadiisa, sida uu sheegay New York Times.

Madaxweyne Joe Biden

Horraantii bishan ayay aheyd markii ay dib u eegis ku sameyneysay dukumiintiyo ay suurta gal tahay inay sir yihiin oo laga helay xafiiskii hore ee madaxweyne Joe Biden ee xarunta baarista, sida uu she egay Aqalka Cad.

Bishii November ilaa 10 ka mid ah faylasha ayaa laga helay armaajo qufulan oo ku taal Xarunta cilmi ba arisyada diblumaasiyadda ee Penn Biden oo ku ta al caasimadda Washington sida uu xaqiijiyay qar eenada ee Mr Biden.

Madaxweynihii ka horreeyay Mr Biden, Donald Trump ayaa wajahaya baaritaan ku saabsan in faylal sir ah loo qaaday Florida ka dib markii uu madaxweynaha noqday.

Sida laga soo xigtay warbaahinta CBS News qaybteeda Maraykanka oo wada shaqayn ay kala dhaxayso BBC, FBI ayaa hadda ku howlan baa ritaanka dukumentiyada sirta ah ee laga helay xar unta Penn Biden. Xeer ilaaliyaha guud ee Mare ykanka Merrick Garland ayaa laga codsaday inuu dib u eego waraaqaha.

Ilo xog ogaal ah ayaa xilliggaas u sheegay CBS News in xidhmadan waraaqaha ah aysan ku jirin siraha nukliyeerka, waxayna waraaqahani ku xirn aayeen sanduuq ay ku jiraan waraaqo kale oo aan xasaasi ahayn.XIGASHO:-BBC


WADDAMADA ISLAAMKA OO SI ADAG UGA FAL CELIYEY GUBISTA QU'AANKA EE SWE DEN KA DHACDAY

Dibad baxayaal taageersan

Nuqul Kitaabka Qur’aanka kariimka ah ayaa la gu gubay dibad bax sabtidii ka dhacay dalka wo qooyiga Yurub dhaca ee Sweden.

Inkastoo dhacdadan oo kale aanay hadda ugu horeenin hadana caalamka ayaa si weyn looga fal celiyey dhacdadan.Waddamada islaamka ee ka fal celiyey waxaa ka mida Turkiga, Sucuu diga, Pakistan iyo Qatar oo aad u cam baareeyay falk an.

Xilli uu turkigu camb aareynayey falkan ayuu ku tilmaamay dhacadan fal karaahiya ah.

Waxa uu Turkigu sidoo kale ku tilmaamay go’ aanka ay dawladdu Sweden ku ogolaatay dhac dadan inay tahay mid sharci ahaan laga hor imaan karo.

Waxaanse markii horeba wanaagsanayn xirii rka diblomaasiyadeed ee labadan dal mudooyinkii u dambeeyay.

Turkiga ayaa Sweden ka dalbaday inay hor istaagto mudaharaadada noocan oo kale ah halka Wasiirka difaaca ee Sweden Paul Johnson oo boo qashu ku tagi lahaa Turkiga uu baaqday. Turkigu waxa uu sheegay in socdaalkani aanu wax macno ah lahayn.

Paul Johnson ayaa Arrinkan wax ku saaabsan soo dhigay bartiisa Twitter-ka "Waxaan Dorraad kula kulmay saldhigga ciidamda Maraykanka ee ku yaal magaalada Jarlmalka ee Ramstein Wasiir ka gaashaan dhigga Turkiga Hulusi Akar , waxaan go’aansannay inaan dib dhigno kulankii aan ku ballansanayn inuu Ankara ka dhoco, ilaa mar dambe.”

Qormo kale oo uusoo dhigay isla bartiisa Twi tter-ka ayu uku yiri " xiriirka Sweden kala dhex eeya Turkiga aad ayuu muhiim noogu yahay. Wax aan filaynaa inaan yeelannno wada hadallo ku saa bsan arrimaha difaaca goor dhow.”

Sida Islaamku sheegayo Qu’aanku waa hadal kii ilaahay. Saas darteed fal waliba oo ka dhan ah kitaabka eebbe ayey Muslimiintu si aad ah ugasoo hor jeestaan.

Muxuu Turkigu muhiim ugu yahay Sweden?

Waxay Sweden doonaysaa inay ku biirto gaa shaan buurta NATO. Balse Turkiga oo xubin ka ah NATO ayaa kasoo hor jeeda ku biiristooda.

Xubin waliba oo ka tirsan NATO ayaa ka hor ista agi kara in waddan kale uu kusoo biro gaashaan buurta NATO.

Kadib markii uu bilowday dagaalka Ruushka iyo Ukraine, ayey Sweden iyo Finland codsadeen inay kusoo biiraan Gaashaan Buurta NATO.

Balse hor joogsiga Turkiga ee arrinkan awgii, ayey mudaharaadyo ka dhan ah turkiga ka bilowdeen magaalada Stockholm ee xarunta dalka Sweden. Waxaa kacdoonkan wada dadka aaminsan fikirka midigta fog ee Sweden.

Hogaamiyaha xisbiga midigta fog ee Stram Ku rs oo lagu magacaabo Rasmus Pailudan ayaa intii mudaharaadku socday kitaabka Qur’aanka ku hor gubay safaaradda Turkiga ee dalkaasi halkaas oo isusoo baxayadu ka dhacayeen.

Booqashada wasiirka gaashaandhigga ee Sw eden oo la qorsheeyay inuu ku tago dalka Turkiga ayaa la rumeysan yahay inay dib dhigtay dhaca dani.

Ka dib markii Sweden iyo Finland ay codsadeen ka mid noqoshada NATO ayuu Turkigu hor istaagay balse markii dambe wuxuu la laabtay codka diidmada qayaxan. Turkiga ayaa ka dalbad ay labada dalba inay joojiyaan taageerada ay siiy aan ururrada uu Turkigu argagixisada u aqoonsa nayahay ee PKK iyo kurdiyaanta dalkaas ka daga alama. Waxaa kaloo ka mid ahaa shuruudaha uu Turkigu soo saaray miiska in laga qaado xayiraad da ay Sweden saartay Turkiga ee dhanka iibka Hubka.

Turkiga ayaa sidoo kale Sweden ku eedeeyay inay xubno ka tirsan PKK ay ku xanaanayso guda Sweden. Hase ahaatee eedaymahan ayey Swed en beenisay bilowgii horeba.

Turkiga ayaa dalbaday in Sweden ay usoo ga can galiso hogaamiyeyaasha Kurdishka iyo kuwa dhaleeceeya madaxweynaha Turkiga

Pakistaan maxay tiri?

Pakistan oo jawaab ka bixisay falkii lagu gubay Quraanka Kariimka ee Sweden ka dhacay ayey Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Pakistan qo raal ay soo dhigtay barteeda twitter-ka waxay ku tidhi, "Waxaan si adag u cambaaraynaynaa dhac dadii Sweden ee lagu gubay qur’aanka kariimka ah . Arrinkan foosha xun ee Islaam nacaybka ah ma aqbalayno, Islaamku waa diin muslimiintu lee yihiin oo nabad ah, ixtiraamtana diimaha kale, waa in dhamaan mabaadii’da la ixtiraamo."

Pakistan ayaa ka codsatay wadamada kale in ay ka dhiidhiyaan isku dayga lagu kicinayo Islam nacaybka, dulqaad la'aanta iyo rabshadaha.

Ra’iisul wasaaraha Pakistan Shahbaz Sharif ayaa arrintan ku soo qoray bartiisa twitter-ka, wux uuna yiri "Qur’aanka kariimka ah waxaa xaqiray nin xagjir ah oo garabka midig ee Sweden, erayo kuma filna in la cambaareeyo, dareenka diimeed ee hal bilyan iyo bar Muslimiinta adduunka ku no ol, lama dhaawaci karo dareenka dadkaas, iyadoo lagu gabbanayo xorriyadda hadalka.”

Qoraalka Muuqaalka,Digniin: BBC macluumaad ka ku qoran bog kale masuul kama ahan

XIGASHO:-BBC

LIISKA TOBANKA WADDAN EE UGU QANISAN ADDUUNKA OO LA SHAACIYAY

Waa kee waddanka adduunka ugu hantida ba dan? Ma sahlana in jawaab sax ah laga bixiyo su‘ aashan balse qiyaas ahaan waxaa jira liis ay ku xusan yihiin dalalka ugu hodansan caalamka.

Hay’adda Lacagta Adduunka(IMF) iyo shirkadda Visual Capitalist ayaa soo saaray liis ka kooban 193 dal oo lagu muujiyay sida ay dalalka caalam ka u kala dhaqaale ba dan yihiin.

Soomaaliya iyo dal al kale oo sabool ah ayaan ka dhex muuq an liiskan.

Waxaase mowduuc an loo kala qaaday la bo qeybood oo lagu kala sheegay dalalka si guud ugu dhaqaal aha badan iyo waddamada shacab ahaan qaniga ah marka loo eego dhaqaa laha usoo xarooda dalalkooda. Si kale haddii loo dhigo, hantida dalka waxa la gu qiimeeyaa wax-soo-saarka guud ee dalka oo af ka qalaad lagusoo gaabiyo (GDP). Hadaba GDP-ga waxaa lagu xisaabiyaa iyadoo lagu cabbiro wa xsoo saarka dalka ee badeecadaha iyo adeegya da muddo cayiman. Waxa loo arkaa in ay tani tah ay cabbbirka lagu qiyaaso hantida dalka.

Waa cabbir si weyn loogu isticmaalo dhaqaala ha adduunka. Waxaa ka mid ah macluumaadka ku saabsan inta ay le'eg tahay canshuurta ay dow laddu hesho iyo inta lacag ee ay dowladdu ku bixiso qaybaha ay ka midka yihiin waxbarashada iyo caafimaadka iyo arrimo kale. Haddaba waxaa laga yaabaa inay jiraan su'aalo ku saabsan ca bbirka noocan ah. Laakiin iya doo laga duulayo xogta laga helay qiyaastan, wax aa la heli karaa macluumaadka tobanka waddan ee adduunka ugu qanisan.

Marka loo eego xogta Oktoobar 2022 ee San duuqa Lacagta Adduunka ee IMF iyo Visual Capit alist, liiska tobanka waddan ee ugu qanisan addu unka ayaa loo diyaariyey sida soo socota:

Lacag Gini ah

10-ka dal ee ugu qanisan caalamka

1. America, 25.035 trillion Doolarka Maraykanka

2. China, 18.321 trillion Doolarka Maraykanka

3. Japan, 4.301 trillion Doolarka Maraykanka

4. Germany, 4.031 trillion Doolarka Maraykanka

5. India, 3.469 trillion Doolarka Maraykanka

6. Britain, 3.199 trillion Doolarka Maraykanka

7. France, 2.778 trillion Doolarka Maraykanka

8. Canada, 2.2 trillion Doolarka Maraykanka

9. Russia 2.113 trillion Doolarka Maraykanka

10. Italy, 1.99 trillion Doolarka Maraykanka

Haddaba taasi waa dalalka ugu qanisan marka la eego hantida guud ee dalkaasi haysto balse waxaa jira qaab kale oo lagu cabbiro qaninimada waddamada, maxay tahay?

Waa hantida kusoo aadaysa qof walba hadii loo qaybiyo hantida uu dalku leeyahay tirada dad kiisa, taasina waxay ka dhigantahay inaan ogaan karno sida ay waddamadu ukala qanisan yihiin iyadoo la eegayo hantida calaa qof kusoo aaday sa hadii shacabka dalkaas loo qaybiyo dhaqaala ha guud ee dalka, waxaana qaabkan loo yaqaann aa (GDP per capita).

Marka loo eego (GDP per capita) liiska kor ku qoran wuu is badalayaa waayo waxaa saameyna ya tirada shacabka ee dalku leeyahay maadaama loo qaybinayo lacgtii guud ee dalkaas tirada shac abkiisa.

Wadamadee ugu qanisan marka la eego GDP per capita?

Marka lagu qiimeeyo qaninimada wadamada (GDP per capita) sidan ayey u kala sareeyaan:

1. Luxembourg, 2.Singapore,3. Ireland,4. Queue, 5.Macau,6. Switzerland, 7. Norway, 8. United Arab Emirates, 9. Brunei,10. America,

Marka laga reebo Maraykanka hal dal oo ku jir ay liiska tobankii dal ee ugu qanisanaa kamasoo muuqan liiskan. Hadda laba da liisba Maraykanku wuu ka soo muuqday balse inkastoo Maraykanku yahay Dalka u gu dhaqaalaha badan caal amka, kaas oo leh boqolkiiba 20 GDP-ga caalam ka; hadana Maraykanku kaalinta 10-aad ayuu ka soo galay liiska labaad. XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip