HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAP EE MAANTA OO AH KHAMIIS 12-KA JANNAAYO 2023-KA

0
Thursday January 12, 2023 - 08:16:10 in Wararka by
  • Visits: 357
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAP EE MAANTA OO AH KHAMIIS 12-KA JANNAAYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka jawaa bay tallaabadii Puntland – "Soomaaliya waa hal”

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo Shalay khudbad ka keediyay shirka arrimaha Garsoorka dalka oo ka furmay M/Muqdi sho ayaa si kul ul uga hadlay go’aankii dhow an kasoo baxay Puntl and ee ay ku shaacisay inay u dhaqme yso, sida dowlad ka madax bannaan oo kale.

Md.Xasan Sheekh Maxamuud oo si dadban ugu jawaabay Puntland ayaa shaaciyay in si qaldan loo fahmay nidaamka federaalka, isaga oo shaaciyay in aan la kala qa ybin karin dalka.

"Dalkaan laba wax-yaabood inaan la’isku qal din ayaan rabaa. Dalka in la federaaleeyo waa mid dalka in la’isku haayaa oo mid noqdanaa waa mid kale,” ayuu yiri madaxweynuhu.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dalka uu leeyah ay hal dowlad oo ah dowladda dhexe ee JDS.

"Dalka in la federaaleeyo micnaheeda ma aha in dalka uu kala tego oo qofba meesha ay rabto ay iska aadi karto ma aha. JFS, Jamhuur iyad la yiraahdo ayaan nahay hal dowlad ayaa nahay,” ayuu sii raaciyay madaxweyne Xasan.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dalka oo dhan ay mas’uul ka tahay dowladda dhexe maamul goboleedyadana ay mas’uul ka yihiin arrimaha gudaha ee maamull adooda.

"Waxa kasta oo muwaadinka Soomaali yeed ee Raas Gaambooni jooga iyokan Raas Caseer jooga iyo kan lowyacadde jooga wada taabana yo dowladda dhexe ayaa mas’uul ka ah, dowlad goboleed mas’uul kama aha,” ayuu markale yiri mada xweyne Xasan Sheekh.

Waxa kale oo uu intaasi sii raaciyay "Jasiir ado kala xir xiran oo midba midka kale difaac u ga jiro ma aha”.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo do od adag ay ka dhalatay go’aankii kasoo baxay Puntland, kaas oo uga sii daray xiisadda kala dhexeysa dowladda federaalka, waxaana sidoo kale arrintaan ka dhashay walaac xoogan oo ku aaddan tallaabada uu qaaday Deni.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kul an gaar ah la qaatay Siyaasiyiinta Mucaa radka KGS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarla maanka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan kula qaatay M/Baydhabo siyaasiyiin reer Koonfur Galbeed oo ka aragti duwan Maamulka Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha ayaa warbixin ka dhagey stay xaalada deegaanka uu ku sugan yah ay, iyagoo soo dhaweeyay ka qeyb galka shirka dib u heshiisiin ta Koonfur Galbeed oo gogoshiisa taalo magal ada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Maa mulka Koo nfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa siyaasiyiinta Koonfur Ga lbeed lawadaagay in meesha laga saaro waxkastoo kala shaki keeni ka ra, isagoo xusay in ciidanka ay ku laabt aan xarumahooda si shirka uu ugu qabsoomo jawi nabdoon oo lagu wada qanacsan yahay, waxayna isla qaateen in laga wada shaqeeyo xasilloonida amniga iyo deegaanka. Dhinaca kale Guddoomiyaha Gol aha Shacabka Sheekh Adan Maxamed Nuur Madoobe oo ku guda jira kulamadii kala duwa naa uu la yeelanaayay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo hay’adaha amniga ayaa Shalay la kulmay Golaha Malaaqy ada Dhaqanka ee Ko onfur Galbeed oo uu kala hadlay arrimaha dib u heshiisiinta KGS.

Golaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur Gal beed ayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka uga ma hadceliyeen sida uu wakhtiga badan ugu bixinayo in bulshada iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanadan ay heshiis nadeed u wada qaadan lahaayeen, iyagoo adkeeyay in ay hormuud ka noqon doonaan Shirka Dib u Heshii siinta Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baar lam aanka Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Md.Sheekh Aadan Madoobe oo duubabka dha qanka uga mahadnaqay sida ay u soo ajiibeen markale inay kulan looga hadlaayo gogol nab adeed oo dan u ah dadka reer Koonfur Galb eed, muhiim na tahay in laga wada heshiiyo ma dmadowga ka dhex taagan siyaasiyiinta iyo bulshada.

is rasaaseynta ku dhintay oo Magaciisa lagu soo koobay Carabeey uu muddo badan ka Sha qeeynayay Koontor oolka Madiino Gate, iyada oo Gaariga uu la socday Xildhibaan Yuusuf Kab aale uu socd aalkiisii iska sii watay.

Xamza oo shaaciyey inuu 3 arrin same ynayo sanadkan

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Md. Xamza Cabdi Barre oo haatan ku sugan magaalada Qa ahira ee xarunta waddanka Masar ayaa kulan gaar ah la yeeshay Jaaliyadda So maliyed

ee dalkaasi, isaga oo kala hadlay xaaladda da lka.R/wasaare Xamza ayaa sheegay in weli dal ka ay ka ji raan caqabado fara bad an, isla-markaana ay soo laa-laab taan is qab-qabsiyada siyaasad e ed iyo midka maamul ee dalka.

"Marka kasta oo aad dhaqaaqdo Soomaaliya, wax ku jiida oo lugta kugu dhega oo marba ma ro kaa jeexa oo meel ka qayliya la ma wayna ayo” ayuu yiri ra’iisul wasaaruhu.

Sidoo kale wuxuu shaaca ka qaaday in xuk uumaddiisa Dan-Qaran ay sanadkan 2023-ka qaadi doonto saddex tallaabo waa weyn, sida dagaalka Al-Shabaab, dhamm eystirka barna amijka Deyn Cafinta & Dast uurka oo hadba me el lasoo gaarsiina yey sanadihii dambe.

1-SHABAAB

Ra’iisul wasaaraha Xamza ayaa sheegay in qorshaha koowaad ee dowladda federaalka uu yahay xoreynta dalka, wuxuuna wacad ku ma ray in Shabaab sanadkan lasoo afjari doono.

DF oo shaacisay sababta dhimashada Maxa med Xasan Cumar Abuu Cabdiraxm aan

"Waxaan sameyneynaa dib u xoreynta san adkan waxaa la rabaa in Shabaab laga waayo Soomaaliya,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.

2-DEYN

Isaga oo ka hadlayey arrimaha deyn cafinta ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay san ado badan lasoo rafaneysay deymo lagu leeyah ay, balse waxa uu tilmaamay in bisha 9-aad ee Septembar ee sanadkan cusub ee 2023-ka, la soo gabagebeynta deyn cafinta.

"Bisha Septembar ee sanadkan waxaan raje yneynaa in ay naga roganto oo nalaga cafiyo deynta, haddii uu Ilaah yiraado” ayuu markale yiri ra’iisul wasaaruhu.

3-DASTUURKA

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Sooma ali ya oo ka hadlayey magaalada Qaahira ayaa u gu dambeyn soo hadal qaaday arrim aha Dast uurka, wuxuuna sheegay dalka uu ka jiro jah-wareer xoogan oo ku aadan xag ga maamulka, maadaama marar badan la’is qabtay.

Xamza ayaa hoosta ka xariiqay in xukuu ma dda ay ku dadaali doonto in laga shaqe eyo san adkan sidii loo dhammeystiri lahaa Dastu urka dalka, si meesha looga saaro khilaafaadka mar ar badan soo laa laa laabtay ee u dhexeeya madaxda Soom aaliyeed.

"Waa inaan Dastuurka dhameystirnaa. Dalk an haddii aanan Dastuurkiisa la dham me ystirin dowladda Soomaaliya say ku shaqeyo way adag tahay.” ayuu ku soo gabagabeeyay.

FIQI oo shaaciyay habka ay DF ku wajah eyso go’aanka kasoo baxay PUNTLAND

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa markii u horeysay ka hadlay go’aankii dhawaan kasoo baxay maamul goboleedka Puntland ee ay ku sheegtay inay u dhaqmayso sidii dowlad madax-banaan.

Wasiir Fiqi ayaa sheegay in mowqifka ay muujis ay Puntland ay wada-hadal kala gali doonto DF, si looga gaaro is-faham arrimaha ay tabanaya an madaxda maamulkaasi.

"Waa rajeynaya in wada-hadal laga galo arr intaan. Wasiirkiisi Juxa wuxuu yi dhi waxa ula je ednay gorgortan, marka waa furan yahay gor gortan-kaasina. Qeyb ayaa ka no qon doono howshaas in meesh eedi kusoo noqoto,” ayuu yiri Wa siir Fiqi.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ay aa sidoo kale tilmaamay in weli uusan dalka laheyn Dastuur kala xadeynaya aw oodaha dowla dda federa alka iyo maamul gob ole edyada, kan kumeel-gaarka ahna uu dhiga yo in waxkasta wada-hadal laga galo.

"Nidaamkeena lama yaqaano! Waxa lagu soo heshiiyay dalka federaal ha qaato oo Dastu ur KMG ahna qoddobo ayaa lagu qor-qoray, in ta badan sheegaya in wada-hadal laga galo arri maha federaalka. Haddii aan la wada-hadlina la ma gaarayo guushii iyo qoddobadii la rabay, ta as waxay keenaysa in wada-hadalka noqdo albaab furan.”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Shalay si dadban ugu jawaabay Puntland ayaa sheegay in si qaldan loo fahmay nidaamka federaalka, isaga oo xusay in aan marnaba la kala qaybin karin dalka.

"Dalkaan laba wax-yaabood inaan la’isku qal din ayaan rabaa. Dalka in la feder aaleeyo waa mid dalka in la’isku haayaa oo mid noqda naa waa mid kale,” ayuu yiri madaxweynu hu.Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dalka uu lee yahay hal dowlad oo ah dowladda dhexe ee J/F/Soomaaliya.

"Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jamhuuriyad la yiraahdo ayaan nahay hal dowl ad ayaa nahay. Jasiirado kala xir xiran oo midba midka kale difaac uga jiro ma aha”.

Xog dahsoon : Kacdoon ka dhan ah Al shab aab oo ka dhacaya Muqdisho

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho wa xaa maalinimada beri oo Khamiis ah ka dha caya banaannax ka dhan ah kooxda Al-Shaba ab ee dagaalka dalka looga xoreyna yo uu soc da. Dibadbaxan oo loogu magac daray "DAA HFURKA KACDOONKA MUQDISHO” waxaa ka qeyb gal a ya madax weyn aha, ra’Iisul wasaar aha, gudo onka labada aqal ee baarlama anka,wasiirada, xildhibaana da ,maamulka gobolka iyo kuwa degmoyinka & shacabka ku nool M/ Muqdis ho.

Sida qorshuhu yahay, dibadbaxa oo lagu qa banayo garoonka dusha ka furan ee Koonis St adium ee degmada C/casiis waxaa ka qeyb gal ayo dad lagu qiyaasay iney kor u dhaafayaan 20,000 (Labaatan kun oo qof) kuwaasoo loo diy aariyay boorar ay ku xardhan yihiinq erayo ka dhan ah koo xda Al-Shabaab

Wasiirada xukuumadda ayaa la faray iney di badbaxa keenaan dhamaan Agaasimay aasha guud, Agaasime waaxe edyada, guud ahaan ho wlwade enada shaqaalaha wasaarada iyo hay’ adaha hoostaga, iyadoo gudoomiyay aasha 17-ka degmo iyana lagu amray iney shacabka deg mooyinkooda isu soo uruuriyaan.

Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxa muud ayaa lagu wadaa inuu la hadlo dadka isu soo baxaya, isagoo ku dhawaaqi doono howlgal balaaran oo ka dhan ah Shabaab, kaasoo ka bil aabanaya magaalada caasi madda ah ee Mu qdisho.

Arrintan ayaa salka ku heyso xogo ay hele en hay’adaha amniga ee dowladda oo la xiriirta in Shabaabka ka soo firxanaya gobolada dalka ay si dhuumaaleysi ah kusoo galeen magaala dan, loona baahan yahay in lala yimaado qor she lagu sifeynayo.

Jeneraal Tareedisho oo shaaciyey qorshaha lagu qabanayo Xarardheere

Jeneraal Axmed Maxamed Tareedisho oo ka mid ah saraakiisha sare ee milatariga Soomaali ya oo warbaahinta kula hadlay furinta hore ee dagaalka ayaa shaaciyay howl-gal culus oo ku wajahan degmada Xarar dheere.

Jen.Tareedisho ayaa sheeg ay in u diyaarsan ya hay cii damada dowl adda iyo kuwa deegaanka oo iska ashana ya qorshaha qabashada degma da Xarardheere ee gobolka Mudug.

"Dagaalkan waa dagaalkii madaxweynaha iclaamiyey iyo ra’iisul wasaaraha in lala dagaal amo Khawaarijta. Dagaalka waxa laga gaaray guulo waaweyn, waajibaadkii iyo amaradii ay bi xiyeen madaxda Qaranka waxaa laga gaaray guulo.”

Sidoo kale waxa uu digniin u diray dad uu sheegay inay yihiin "Af ku Shabaab” dano kale ka dhex raadinaya dagaalka socda, ayna ka waantoobaan dhabarjabinta howl-galada ka so cda dalka ee ka dhanka ah Al-Shabaab.

"Af ku Shabaable iyo qofkaan raba in dadka curyaamiyaan waxaa leenahay naga dhex bax oo dadka Soomaaliyeed waa baraaruugeen, ma aqaan wax kaga dhex jiree ka dhex bax.”

Jen. Tareedisho ayaa waxa kale oo uu sheegay in tan iyo markii uu billowday dagaalka ka dhan ka Al-Shabaab ay isa-soo dhiibeen Shabaab aad u badan, kuwasi oo iska soo kala dhiibay Hi iraan, Galgaduud, Mudug, Shabeellaha Dhexe iyo deegaan kale oo ka tirsan labada maamul goboleed.

"Dadkan waa ku daaleen ka been sheegista Diinteena Islaamka oo ay ka been sheegaan ni mankan Khawaarijta ah. Shaqsi walba oo kadiy een waxa uu hadda ogaaday in wuxuu ku dhex jiro yahay qalad iyo dambi weyn kasoo dhex ba xeen alxamdulilah Ilaahay ayaa soo ha nuniyey.

Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay Shab aabka isa-soo dhiibay iyo kuwa kale ee raba in ay kooxdaas kasoo baxaan ay soo dhaweyna yaan, una sameynayaan dhaqan-gelin iyo bara shada xirfad ay kaga dhex shaqeystaan bulsha dooda.

Shirka Wasiirada Maaliyadda DF Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay

Waxa Shalay lagu soo gabagabeeyay maga alada Muqdisho shir ay isagu yima adeen Wa siirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soo maaliya, D/Goboleedyada dalka &Maamulka G/ Banaadir.

Shirkaan oo muddo saddex maalin ah u soc day Wasiirada Maaliyadda heer Fede raal, heer Dowlad Goboleed iyo Gobo lka Banaadir ayaa la gu gor feeyay arrimaha Maaliyadda dalka, han naanka mideynta canshuuraha,qeybsiga deeqa ha kabka Miisa aniyadeed ee Saaxiibadda caala mka ay Soom aaliya ku taageeraan. Shirkaan ay aa sidoo kale looga hadlay xoojinta xir iirka wa dashaqeyn ee ka dhexeeya Hey’a dda Maali yadda heer Fede raal iyo D/Goboleedyada.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo xiritaanka shirka ka hadlay ayaa sheegay in kulanka Wasiirada Maaliyadda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada iyo Gobol ka Banaadir uu ku soo dhammaaday jawi is af-garad ah iyo si miradhal ah. Wasiirka ayaa shee gay in aad looga hadlay arrimaha Maaliyadda iyo hirgelinta mideynta canshuuraha dekkeda ha dalka iyo guud ahaan dhaqaala ha dalka.

Dhankooda, waxa sidoo kale shirka ka hada lo ka jeediyay Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Ba naadir oo sheegay in shir si miral dhal ku soo dhammaay. Wasiiradda Maaliyadda Dowlad Goboleedyada ayaa sheegay in la isku afgartay inta badan doodihii ay ka yeesheen hannaanka Maaliyadda dalka iyo arrimaha kale uu muhiim ah dib-u-habaynta hannaanka Maaliyadda dal ka. Shirkaan ayaa waxa aan ka soo qeybgalin Wasiirka Maaliyadda Puntland oo la sheegay inuu arrimo shaqo uga cudur daartay kulanka Wasiirada Maaliyadda.

Gabagabadeydii shirkaan ayaa waxa laga soo saaray War-murtiyeedka ay saxiixeen Wasi irrada Maaliyadda DFS, D/Goboleedyada iyo M/Gobolka Banaadir. shirka wasii rada maaliy adda DFS iyo dowl ad goboleedyada oo muqdi sho lagu soo gabag abeeyay

Madaxweynihii hore HirShabelle Cali C/hi Cosoble oo soo saaray baaq cu sub oo ku soc day madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore HirShabelle Cali Cabdul lahi Cosoble ayaa soo saaray baaq cusub oo ku socday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo ka kooban afar qoddob.Cali Cosoble ayaa waxa uu madaxwe yna ha usoo jeediyay in meesha laga saaro as karta loo yaqaa no minishiibiyada ee hub ey san, kuwaasi oo dhowr jeer dilal u geys tay dad shacab ah.

"Madaxweyne Xasan Shekh Maxamuud

Mudane Madaxweyne waxaan kugula talin ayaa in ciidan iyo qof hubeysan uusan qaa din wax canshuur ah,” ayuu yiri Cali Cos oble.

Waxa kale oo uu yiri "In mihnadaha kuwa u gu hooseeya ee ay dadka ay tabar tooda aadka u yar tahay nolosha ka raadi yaan laga daayo canshuurta laga qaado. Waxaa ka mid ah; War atada, tabakaayada ha iyo bajaajyada.”

Madaxweynihii hore HirShabelle Cali C/hi Cosoble ayaa waxa kale oo uu tilmaamay inay jiraan dhalinyaro aqoon leh oo loo tababari karo qaadista canshuuraha.

"Madaxweyne waxaa buuxa dhallinyaro ka soo baxday dugsiyada sare oo shaqa la’a an ah oo loo tababari karo,” ayuu yiri si meesha looga saaro arrimaha waayadii dambe ka dashay can shuur qaadista Muq disho.

Ugu dambeybtiina wuxuu madaxwey naha u gu baaqay in xilligaan la joogo xo oga la saaro canshuur ka qaadista shirkad aha waaweyn. "Dalka markuu xasilo, nida am iyo kala dambey na la hirgeliyo, kaddib ayaa loo soo jeesan kar aa ganacsiga yar-yar.”

250 Akoon Oo Shabaab Ku Lahaayeen 4 Banki Oo La Xiray

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Ca bdi Barre oo Habeen hore la hadlay jaaliyadda Soom aaliyeed ee waddanka Masar ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalka dhinaca ma aliyadda ah ee ay dowladda Federaalku ku qaadday maleeshi yada Al-shab aab.

Ra’isul Wasaahara ay aa shee gay inay Al-shabaab ay ka xireen 250 akoon oo ay ku lahaayeen 4 bangi. Wuxuu intaa ku daray inay sidoo kale xireen 70 number oo laca g aha lo ogu shubi jiray oo ay ku lah aayeen laba shir kadood.

Xamse Barre ayaa sheegay in xogta numb eradaas la xiray ay ka heleen shacab ka Soom aaliyeed, kadib markii dowladdu ay bishii Oktoo ber ee sankadii hore samey say numbarro ay soo wici kara an dadka ay Al-shabaabku soo weydiistaan ‘lacagaha baa dda ah.’

"Markii la arkay in dowladdu shaqeyne yso waa la aaminay” ayuu yiri Xamse Cabdi Barre.

Ra’isul Wasaaraha ayaa sheegay in la baara yo lacagaha ku jira akoonada iyo numberada la xiray. Wuxuu ammaanay wasaarado ay ka mid yihiin warfaafinta, maaliyadda iyo isgaarsiinta oo ay sheegay ‘inay kaalintooda ka qaateen da gaalka dhinaca maaliyadda ah; ee ka dhanka ah Al-shabaab.

Wuxuu intaas ku daray inay xireen shakhsi yaad lagaco u waday saldhiyo ay Al-shabaab ku lahaayeen maagaalooyin ay ka mid yihiin Ba sra, Gandarshe iyo Xawaadley.

"Qofkii la qabto isaga oo lacag u wada Al-shabaab waa dambilley, wuuxna la mid yahay iyaga” ayuu yiri Xamse. R/wasaaraha ayaa inta as ku daray in dha qaalaha Al-shabaab uu hoos u dhacay, isla mar kaana ay soo wajahday lac ag la’aan, ayna ku sugan yihiin wuxuu ugu yeer ay ‘duruuf aad u adag’.

M/W. Xasan Sheekh oo faro-geliyay arrinta Gedo, kadib kulan uu la yeeshay Fartaag

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxa ya kulan gaar ah oo Habeen hore xarunta mada xtooya da ku dhex-maray madax weyn aha Soo maali ya, Md. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Se nator Cabdullaahi Shee kh Ismaaciil Fartaag oo ka mid ah xubnaha laga soo doorto Jubbaland kana soo jeedo gobolka Gedo ee koon furta Soomaaliya

Kulankan oo ahaa mid xa saasi ah ayaa waxaa looga hadlay arrinta gobolka Gedo oo uu haatan si toos ah u fa ro-geliyay madax weyne Xasan SheekhMad.

Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale kulan ka ay khadka taleefanka uga qayb-galeen gud doomiyaha maamulka gobolka Gedo, Axmed Buulle Gareed iyo sidoo kale wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland Cabd iraxmaan Maxam ed Xuseen.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa inn oo sheegay in intiisa badan shirkan diirad da la gu saaray xaaladda gobolka Gedo iyo sidii gob olkaas loo hoos geyn lahaa Jubb aland.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay muhiim tahay in xal loo helo arr inta Gedo oo muddo aad u dheer soo socotay, si loo helo Jubbaland oo mid ah.

Sidoo kale wuxuu madaxweynuhu sheegay in maamulka iyo shacabka Gedo looga baahan yahay fur-furnaan iyo inay la shaqeeyaan ma amulka Axmed Madoobe ee haatan fadhigiisu yahay magaallo xeebeedka Kismaayo, si mee sha looga saaro khilaafka muddada soo jiray.

Waxa kale oo uu intaasi ku sii daray in dib loo soo celinayo mashaariicdii laga fulin jiray go bolkaasi si loo horumariyo, ayna iska kaashan doonaan dowladda dhexe iyo Jubbaland.

Dhankooda Senatar Fartaag iyo guddoomi yaha gobolka Gedo oo kulanka ka hadlay ayaa si wadajir ah u dalbaday in marka hore la xalliyo tabashada reer Gedo, isla-markaana ay ka mas ’uuliyiin ahaan diyaar u yihiin ka qyab-qaadasha arrimaha dib u heshiisiinta gobolkaasi.

Kulankan ayaa kusoo aaday xilli xasaasi ah, isla-markaana maalmihii u dambeeyay ay soo rogaal celisay xiisadda Gedo, kadib markii ay gobolkaasi dib ugu laabteen Senator Fartaaq iyo Janan oo markale dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo kuwa siyaasadeed ka bilaabay halkaasi.

Si kastaba, lama oga sida ay wax noqon doona an iyo halka ay ku dambeyn doonto arrinta gob olka Gedo oo sii jiitameysay, kahor iyo kadib-ba doorashadii soo dhamaatay ee 2022.

Dabageed oo shaaciyey in guulaha laga gaar ay Shabaab aysan aheyn sida la moodo

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleed ka Hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo ka mid ahaa ho ggaamiyaasha halgankii koox da Al-Shabaab looga xoreeyey gobo lka Hiiraan ayaa Shalay soo gaar ay Muq disho.

Yuusuf Dabageed oo warba ahinta kula had lay garoonka Aadan Cadde ay aa sheegay in si da dadka qaar ay la tahay aan Al-Shabaab weli laga gaarin guul weyn, maad aama aan weli la ga xoreyn dalka, islamarka ana ay reer HirShab eelle labo un mid u furan ta hay. "Labo mid ayaa noo furan, anaga oo da gaal ku jirna oo dif aacayna dalkeenna in aan dhimanno iyo anaga oo sharaf leh oo Hirshab eelle ku xaragoonayna in aan noolaano, wax aan ka heyn labadaas noo ma fura,” ayuu yiri Yuusuf Dabageed.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheeg ay in dhi baato badan ay ku qabaan Al-Shabaab, isa goo tusaale u soo qaatay weeraradii u dambee yey ee Al-Shabaab ay ka fuliyeen gudaha Hir Shabeelle.

"Weerarro ayaan weli nagu socda, meelaha ay HirShabeelle uga dambeeyaan iyo dhinaca Galmudug ayey naga soo weer araan markas ta,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in meel kasta oo kooxdaan ay dalka ka joogto ay isku mid tah ay, maadaama mar kasta ay dad Soomaaliyeed un dilayaan.

"Umadda Soomaaliyeed waxaan leena hay nim ankaas iska celiya, dowladiina u kaashada, waa cadow qof muslim ahna kuma noolaa karo meel ay ka dhowyihiin ama joogaane,” ayuu yiri Yuu suf Dabage ed.

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele oo bilihii lasoo dhaafay ku sugnaa Hiiraan, isla markaa na door weyn ka qaatay dagaa lka Al-Shabaab ee ka socda gobolkaas Hiiraan.

Sidoo kale guddoomiyaha gobolka Hiira an ay aa isna ku sugan Muqdisho, waxaana xusid mu dan in gaabis uu ku yimid howl galkii ka socday gobolkaas, inkastoo Al-Shabaab laga xoreeyey bariga Hiiraan, hadana waxay ku sugan yihiin galbeedka gobolkaas.

Gudoomiyaha Degmada Kaxda Oo Xal Ka Gaaray Xiisad Maalmahan Ka Taagneyd Degmadaasi

Gudoomiyaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir Mudane C/llaahi Sheekh C/raxmaan a yaa Shalay kulan la qaatay Odayaasha ugu mi isaanka culus beesha reer Looboge oo ma al m ahan tabasho ka qabay xil ka qaa dis uu same eyay gudoomiyaha Si da wararku shee gaya an, gudoomiyaha iyo Odayaasha oo kulan saacado badan qaatay wada yeeshay ay aa u gu danbeyntii ka heshiiyay khilaafkii taag naa,iy adoo labada dhinac ay ballanqaadeen in ey si wadajir uga shaqeyaan horumarinta degmadas.

Odayaasha beesha reer Looboge ayaa gu doomiye C/llaahi uga mahadceliyay kaalintiisa Odaynimo ee uu ka qaatay xallinta arrintan oo mar ku sigatay iney isu bedesho gacan ka ha dal.

Waxaa lagu ballamay kulammo kale oo lagu sii ambaqaadayo sii wadista wada shaqeynta la bada dhinac, iyadoo gudoomiyaha uu sheegay inuu diyaar u yahay qancinta cid kasta oo taba sho ka qabta maamulkiisa, wuxuuna wada shaq eyn iyo garab istaag ka dalbaday dhammaan bu lshada ku nool Shanta waaxood ee degmada Kaxda.

Degmada Kaxda oo eheyd degmadii u danb eysay ee ku soo biritay degmooyinka gobolka Banaadir ayaa todobaadkii hore qabsatay bara ha bulshada ka dib muran ka dhashay xil ka qa adis uu sameeyay guddoomiyaha, taasoo ay sa luug uay ka muijiyeen beeshii kursiga horey u gu fadhiday.

SABABTA AYSAN ISKU QARXIN AMIIRADA AL-SHABAAB IYO CARUURTA AY DHALEEN

Al-Shabaab ayaa waxay fulisay boqolaal qaraxyo ah oo dhalinyaro ay kusoo rakibtay tobankii sano ee lasoo dhaafay.

Baabuur qarax lagu raray oo lagu tala-galay in uu ku dhinto midka wada iyo inta ku sugan bartilamameed la mala-awaalay, qof qarax loogu soo labisay si uu ulaayo dad Muslimiin ah oo nolol maalmeed kooda u halgamaya iyo kuwa lagu qa nciyay inay dhexda ku xirtaan suuman qaraxyo ku xiran yihiin oo naftooda iyo dad masaakiin ah ku laayan ayaa ah xirfada ugu weyn Al-Shabaab ee waqtigaan.

Is-dil, Dadna dil, daliil kalena ha raadin ee teyda qaado ayey sanado badan kusoo caano maa leen ragga hormuudka u ah fikirka Al-Shabaab.

Wiilashaas iyo gabdhahaas lagu qanciyay inay naf tooda jaraan, dad kale oo qaar cibaadeysanayaan ay aakhiro u diraan, waxay u badan yihiin dad da’ ahaan ka yar 30 sanno.

Dad aan badi aan Qur’aanka iyo macnihiisa ba ran, dad aan hayn doodo Diini ah oo ka duwan in ta uu usheegay ninka kula taliyay inay is-qarxiya an iyo caruur waalidkood qasab looga soo watay, ayey u badan yihiin dadkaas is-dilka lagu qanci yay.

Waxa jira waalidiin caruurtoodii marhore qarax yo ku dhinteen oo weli u haysta inay nool yihiin oo Al-Shabaab ay badqab kula joogaan.

Haddii aan usoo dagno gunta mowduuceena, dadka is-qarxiyay weydiin la’aan waa tageen, laa kiin inta fikirkaas loo diyaarinayo ee Shalay nool waxa hortaalla weydiimahan?

Haddii mowduuca is-qarxintu uu yahay Janno, qof walba oo Muslim ah oo Shalay nool himiladi isa ugu weyn waa jano, maxay u diidan yihiin amiir ada Al-Shabaab inay is-qarxiyaan, ma Janno ayey rabin? Ma mowduuca is-qarxinta ayuu shaki uga jiraa mise adduunyada ayaa weli u macaan?.

Kasoo tag taas, waxa laga yaaba xitaa inay weyd iintaas marmarsiyo u raadiyaan oo ah "Cadowge en ayaa ku farxaya dhimashada amiiradeena”.

Aan hoos u soo dagno markan, Madaxda Al-Sha baab waxay dhaleen caruur badan, qaar waa la yaqaana caruurta meelaha ay joogan, isma qarxiy aan iyagana caruurtooda kuma tarbiyadeeyaan inay is-qarxiyaan.

Weli Amiir Al-Shabaab ka tirsan wiil ama gabar uu dhalay isma qarxin.

Mukhtaar Rooboow ayaa laga ogyahay amiir Al-Shabaab ah oo cunugiisa furinta keenay, isaguna is-qarxin kuma qorin.

Qarax u kaadiye, xitaa intooda badan kooxda xu bin kama ah, waxay haystaan nolol wanaagsan oo waxbarasho ayey ku jiraan, waxayna isku diyaari nayaan nolol fog.

Madaxda Al-Shabaab ee "adiga” kugula talina ya in aad is-disho oo Janno qaadato Ilmahooda mi yay ka jecel yihiin, sidee u aamini kartaa farriinta Janno ee ka timid nin raba in isagu sii noolaado, caruurtiisa iyo xaasaskiisuna sii noolaadan.

Doodaan waa mid aanay jecleyn madaxda Al-Shabaab ee naftooda iyo caruurtooda u diiday is-qarxinta, taas badelkeedana dabka ku shubaya dhalinyaro markii hore mushaar doon ahaa markii dambena loo cilmi sheegtay.

Markii aad rabto in aad qeyb ka noqoto fikir waa qasab in aad si fiican wax u baratid, si aad naftaada iyo mida dadka kale aad u dulmin. Sidoo kalena maskax ahaan lagaga xoog badin. Waa in aad tahay qof wax isweydiin badan oo awooda in uu dhowr dhinac ka akhriyo xaalada

Xigasho:-Caasimadda.Net

Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Mahad celi yey 450 Deeq Waxbarasho Ah, Oo Ay Masar Sannad Kasta Siineyso Soomaa liya

Wasiirka Wasaradda Waxbarashadda, Hid daha iyo Tacliinsta Sarre Farax Sheekh Cabdul qaadir ayaa dowladda Masar uga mahad-cel iyey 450 deeq waxbarasho ah oo ay sannad ka sta siin doonto Soomaaliya ka dib kulan ay Qaa hira ku yeesheen Wasii rada Waxbarashadda, Hiddaha iyo Taclii nta Sarre ee Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar.

Wasiir Faarax oo heshiis dhanka isk aa shiga tacliinta sa re ah la saxiixday wasiirka Tacliinta Sare ee Masar, Dr. Ay man Caashuur, ayaa sheegay in Daw ladda Masar ay siin doonto Soom aaliya sannad kasta deeq waxbarasho oo heerarka cilmi iyo xirfad ee kala duwan ee jaamacadaha ah, oo gaaray sa 450 , isaga oo uga mahad celiyay Dawladda Masar deeqda iyo garab istaagga weyn ee ay u fidiso ardayda Soo maaliyeed. "Tani waa deeq dii ugu badnayd ee Soomaaliya ay ka hesho Masar”, ayuu yiri Md.Wasiir Faarax.

Waxaa sidoo kale heshiiska ka mid ah in ar dayda Soomaalida ee wax ka barata dalka Mas ar loola macaamilo sida muwaa diniinta Masaar ida oo kale. Wasiir Faarax ayaa ballanqaaday in xulashada ardayda la siinayo deeqaha waxbar asho ay ku iman doonto tartan iyo imtixaan,.

Kulan gaar ah oo uu mudane Faarax Sh. C/dir la qaatay wasiirka waxbarashada Masar, Dr.Ridaa Xijaazi, ayuu wasiirku uga mahad cel iyay kaalmada waxbarasho ee ay Masar siiso Soomaaliya, gaar ahaan macallimiinta Masaar ida ee wax ka dhiga dugsiyada Gobolka Banaa dir iyo Maamul Goboleedka Puntland.

Wasiir Xijaazi ayaa sheegay inay sannadk aan kordhinayaan macallimiinta loo dirayo Soo maaliya, iyagoo ka howlgali doona dha mmaan Dawlad Goboleedyada; sidoo kal ana ay ka qa ybqaadan doonaan tababarka loo fidiyo macal limiinta Soomaaliyeed.

Ugu dambeeyntii, tani waxa ay ku soo bee gantay xilli ay Wasaaradda Waxbarash ada ee Soomaaliya ay si weyn ugu hawlga leyso baah inta iyo tayaynta waxbarashada dalka.

wasiirka waxbarashada oo ka mahad celiy ey 450 deeq waxbarasho ah, oo ay masar sann ad kasta siineyso soomaaliya

Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo caba sho ka ah Ciidamada hubeysan

Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka ban aadir Gashaanle Sare Mahdi Cumar Muum in ayaa sheegay in dhibaatooyin ay la kulm aan arimaha la xariira go’aanadw ay gaar aan Maxk amadaha dalka gaar ahaan dac wadaha dhulka ee laysku qabqabsado.

Taliyaha oo hadal ka jee dinayay Shirka Arrimaha Gar soorka waxaa uu sheegay in marka hay’adaha garsoorka ay muwaadin u soo xukumaan dhul lagu qabsaday oo isagu leeya hahay ka dibna Shaqadu ay ku soo wareegto Ci idanka Booliiska gobolka Banaadir oo qeybta fu linta iyo wareejinta dhulkaasi laysku qabsado ay howshooda galaan in caqabad ay kala kulmaan saraakiil hubeesan oo ka tirsan ciidanka dow ladda kuwaasi oo is hor-taag ku sameeya shaqada Booliiska taaso dhibaato ku ah shaqad ooda.Tabashadaan kasoo yeertay Taliyaha qe ybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa kusoo aa daya xilli mararka qaar isku-dhacyo u dhaxeeya Ciidamada dowladda dhexdooda.

QODOBADA ugu culus ee ku jira bayaa nkii PUNTLAND iyo arrimaha ka dhalanaya

Maamul goboleedka Puntland ayaa soo sa aray bayaan ka koobna saddex bog, kaasi oo ay ku sheegtay mowqif cusub oo ku saabsan ge eddi socodka dowlad dhiska hannaanka fed er aalka Soomaaliya.

War-saxaafadeedkakasoo ba xay Puntland ayaa lagu she egay in qodobka 142 ee das tuurka federaalka uu waafaqs an yahay qodobka 4-aad ee dastuurka Puntland fa rqadiisa 3-aad uu Puntland xuquuq u siinayo inay u dhaqanto sidii dawlad madax-bannaan.

"Inta laga dhammeystirayo wada-xaajoody ada DFiyo dowladda Puntland, wasaaradaha iyo ha y’adaha kale ee dowladda Puntland wax ay dhi ggooda dowladda federaalka ah kaliya kala xa ajoon karaan wada shaqeynta mashaar iicda ho ru marineed iyo kuwa bini’aadantinimo iyadoo la illaalinayo madax-bannaanida awooda ha fulin eed ee hay’adaha dowladda Puntland,” ayaa la gu yiri qoraalka kaasoo baxay maa mulka Punt land.

War-saxaafadeedka Puntland oo ka koobna qoddobo dhowr ah ayaa waxa ugu cusla 2 qodd ob oo xasaasiyad gaar ah leh, kuwaasi oo kala ah; In Puntland ay u dhaqanto sidii dowlad u ma dax bannaan iyo In meesha laga saaro wada-shaqeynta DF iyo Puntland.

Labadan qoddob oo saameyn weyn leh ayaa waxa ka dhalanaya, arrimahan hoose;

In Puntland ay si iskeed ah u gali karto heshiis yo aysan waxba ka ogeyn dowladda federaalka.

In wax iskaashi amni ah uusan dhex-mari karin ama ka wada-shaqeyn doonin dowladda federaalka iy Puntland.

In aysan dowladda federaalka si toos ah u soo fara-gelin karin rabitaanada guracan ee madaxweyne Saciid Deni.

In Puntland aysan qeyb ka noqon doonin shirar ka muhiim u ah dowlad dhiska iyo kuwa Madas ha Wada-tashiga Qaran oo xubin ka tahay.

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa wa xa uu dhawaan sheegay in dowlada uu hog aa miyo Xasan Sheekh ay raadi neyso inay soo ce liso nidaamkii dowlad dhexe oo awood leh, ta asi oo sida uu shee gay khilaafsan wixii ay ra adineysay Puntland.

Deni oo xiligaan qiil ka dhiganaya in Puntland la duudsiinayo waxay xaqa u laheyd, ayaa mow qifkiisa cusub marnaba ka madhneyn dano siya asadeed gaar ah, kaasi oo hore looga digay.

Si kastaba, Go’aanka kasoo baxay maamul goboleedka Puntland ayaa la qaba haddii ay meel adag iska taagi weydo DFS, ay sidoo kale ku dhiiran karaan maamulada dhigeeda ah, si ay ugu yaraan madaxda DF ugu cadaadiyaan rabitaanado oda gaarka ah.

Cirro oo shaaciyay cidda ka dambeysa xiis adda ka taagan LAASCAANOOD

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Wadani ee Somaliland, Md. Cabdirxam aan Cirro ayaa markale ka hadlay xiisadda weli ka taagan guda ha M/Laascaanood, taas oo sababtay dhima sho, dhaa wac iyo burbur xoogan.

Cirro oo warbaahinta kula hadlay magaala da Ha rgeysa ayaa sheegay in xukuu madda Soma liland ay mas’uuliyad ka saaran ta hay Laascaa nood, si lamid ah ma gaalooyinka kale.

"Ammaanka shacbiga Sool iyo magaalada Laascaanood wuxuu saaran yahay xukuumadda Somaliland, sida uu u saaran yahay ammaanka Hargeysa, Burco, Ceerig aa bo, Berbera iyo Boorame,” ayuu yiri musharr axa madaxweyne ee garabka Xisbiga Mucaar adka ee Wadani.

Sidoo kale wuxuu shaaca ka qaaday cidda ka dambeysa hurinta xiisadda ka jirta maga al ada Laascaanood, wuxuuna tilma amay in ay ku dhex jiraan gacmo shish eeye.

"Gacmaha shisheeye waxaan uga digey naa in ay kala baxana faraha arrinta Laasc aanood. Shac biga Sool waxay kamid yihiin shacbiga So maliland,” ayuu markale yiri Ciroo.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in Laas caanood ay ka mid ah tahay dhulka Somaliland, isla-markaana xaalkeeda laga rabo xukuumad da Hargeysa.

"Laascaanood waa Somaliland dhibka ka dhacay wuxuu u yaalla Somaliland dadka aan waxba ku kordhineynin xallinta ba dhib aatada as waxaanu leenahay faraha ka qaada,”.

Laascaanood ayaa weli ku jirto xaalad ad ag, waxaana isku hor fadhiya ciidamada Somal iland iyo kuwa deegaanka ee la wareegay ga can ku heynta magaaladaasi.

Rabshadahaan oo galay todobaadkii sadd ex aad ayaa ka dhashay dil Isniintii maga aladaasi loogu gaystay Cabdifitaax Cabdu llaahi Cabdi (Hadraawi) oo ka mid ahaa dhallinyarada dee gaanka ee siyaasadda ka muuqday, xubina ka ahaa xisbiga mucaar adka ee Waddani.

Isu socodka Mareykanka ka dib markii Raka abkii diyaaradaha ee ku sugnaa gu daha dal ka Mareykanka ay soo food saa ray khalkhal

Isu socodka caadiga ah ee hawada ayaa si tartiib ta rtiib ah dib ugu soo laabana ya guud ah aan Mareykanka ka dib markii Rakaabkii diyaar adaha ee ku sugnaa gudaha dalka Mareykanka ay soo food saaray khalkhal iyadoo dhammaan duulimaadyadii gudaha ay hakad ku jireen sa acado badan sababo la xiriira cillad dhanka qalabka garoomada ah.

In ka badan afar kun oo duul imaad ayaa dib u dhacay wax aana la joojiyay in ka badan lix boqol.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka xog hayaha gaadiidka Mareykanka Pete Buttigieg, wuxuu ku sheegay in mas’uuliyiintu ay ka shaq eynayaan sidii ay ugu xallin lahaayeen arrinta si degdeg ah isla markaana ammaan ah.

Aqalka Cad ayaa sheegay in marxaladdan, ays an jirin wax caddaynaya inuu dhacay weerar dhanka internetka ah.

Madaxweyne Biden ayaa amray in baaritaan lagu sameeyo. Muuqaalada iyo sawirada Raka abka ayaa qabsaday baraha bulshada iyagoo muujinaya carada ku aadan safarrada dib u dha ca uu ku yimid.

Dowladda Kenya oo qaaday tallaabo u muu qata in ay aqoonsatay SOMALILAND

Dowladda Kenya ayaa Shalay qaaday tal laabo u muuqata inay aqoonsatay Soma liland oo hadda ay ula macaamileyso sida dal madax-banaan oo kale.

Amar madaxweyne oo ka soo baxay ma daxweynaha dalkaas William Ruto ayaa la gu sheegay in Kenya ay safaarad ka furane yso So maliland, taasi oo qe yb ka ah isku day lagu ballaarinayo howlgallada dibl om aasiyadeed ee Kenya ee dalalka kale ee caala mka.

Amarkan, oo tirgiisu yahay Executive Order No.1 of 2023, ayaa safaarado ama qunsuliy ado lo oga furi doonaa maga alooyinka Djibouti, Bern, Arusha, Goma, Jakarta iyo Hargeysa.

Safaaradaha Jabuuti, Jakarta (Indone sia), iyo Hargeysa ayaa noqon doona kuwii ugu horr eeyey sida ay shee gtay wasaara dda arrimaha dibedda.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo 7-dii Sep tember 2021 ay Kenya Somaliland u magacow ay madaxa xafiis siyaasadeed, xilli uu khilaaf xo oggan kala dhaxeeya mad axweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hase yeeshee, madaxweyne Xasan She ekh ayaa markii dib loo doortay dadaal u galay inuu hagaajiyo xiriirka labada dal, isaga oo Kenya te gay laba mar, oo mar uu la kulmay Uhuru Keny atta inta aanu xafi iska ka tegin, marna William Ruto markii la doortay.

Xasan Sheekh ayaa sidoo kale xayi raa dda ka qaaday qaadka Kenya, oo ay xanibtay dolwaddii Farmaajo, ayada oo taa beddelkeeda ay Kenya ballan-qaaday inay fududeyso dal-ku-galka iyo socodka mu waadiniinta Soomaaliy eed, balse aysan ka dhabeyn.

Kaaga sii daran, waxay hadda Xasan She ekh ugu abaal-guday inay safaarad ka fureyso Harg eysa, taasi oo dhaawac xooggan gaarsiin karta xiriirka labada dal.

Heshiiskii uu Xasan Sheekh la galay Uhuru Kenyatta iyo William Ruto ayaa waxaa hadda muu qaneysa inuu ahaa mid dhinac u raran oo u faa’ iideeyey kaliya Kenya, islamarkaana Soom aaliya ay ka dheeftay kaliya sawirro la qaaday.

Ma cadda waxa uu hadda Xasan Sheekh uga ja waabi doona tallaabada Kenya, iyo haddii uu leey ahay karti uu ku qaadi karo tallaabo uu ku ciqaa bayo Nairobi.

Maxkamad racfaan oo ku taalla dalka Greece oo amartay in lasii daayo muhaa jir Soomaa li ah oo xabsi daa’in loogu xukumay inuu dad soo tahriibiyey.

Maxkamad racfaan oo ku taalla dalka Gre ece ayaa amartay in lasii daayo muha ajir Soo maali ah oo xabsi daa’in loogu xukum ay inuu dad soo tahriibiyey.

Kiiskan ayaa dareenka caala m ka kusoo jeediyey sharciya da ciqaabta adag ee ilaa linta xuduudaha ee dalkan ka tirsan Midow ga Yur ub.

Mohamed Hanad Abdi, ayaa sanadii 2021 la gu xukumay 142 sano oo xabsi ah ka dib markii lagu helay dambi ah inuu doon ay dad ku dhin teen kasoo kaxeeyey Turkey oo uu keenay jas iiradad Lesbos ee Greece 2020-kii. Si kastaba, maxkam ad racfaan oo ku taalla jasiiradda Le sbos ayaa Isniintii waxay xabsigiisa ka dhigtay sideed sano, wax aana garsooraha maxkamad da uu amr ay in lasii daayo ayada oo loo xisaa binayo mu ddadii uu horey xabsiga ugu soo qa atay iyo hab dha qankiisa wanaagsanaa. Maxkamadda ayaa wax aa ka qeyb-galay dhowr xubnood oo ka tirsan baa rlamanka Mid owga Yurub, oo ku dooday in Moh am ed, oo ah 29 jir aabe u ah afar caruur, si khal dan xukun lo ogu riday.

"Waxaan dhammaanteyn la ilmeyneynaa farx ad, waxay aheyd maalin aad u adag. Dacwad-oo gaha qaranka wuxuu qaatay mowqif adag, wuxu una doonayey in xukunka la joogteeyo,” waxaa sid aas yiri Stelios Kouloglou oo ah xildh ibaan ka tir san baarlamanka Midowga Yurub, oo hogaamina yey ololaha, lana hadlay AP.

"Waa go’aan aad muhiim u ah, sababtoo ah dad badan oo ah muhaajiriin caadi ah ayaa lo ola dhaqmaa inay yihiin tahriibiyeyaal,”ayuu yiri.

"Mohamed wuu kasoo bixi doonaa xabsiga dhowr maalmood kadib marka warqadihiisa la diya ariyo, tallaabada noo xigta waa inaan u olo leynaa in sharciga la beddelo.”

Mohamed ayaa maxkamadda u sheegay in uu doonta soo kaxeeyey kaliya markii uu ka teg ay naaquudiye Turkish ah oo dadka tahriibiya, islam arkaana uu isaga kala wareegay si uu u badbaa diyo dadkii saar naa.

Doonta ayaa waxaa ku qarqamay laba qof, halka 33 laga soo badbaadiyey. Qaar badan oo ka mid ah dadkii soo badbaaday ayaa taageer ay sheegashada Mohamed si ay sheegeen qar eenadiisa AP

Muuqaal laga duubay booliska Kenya oo is ku dayaya inay dad dhacaan waddo ku taalla magaalada caasimadda ah ee Nairobi

Mid ka mid ah warbaahinta ugu waaweyn ee dalka Kenya ayaa shaaciyay muuqaal laga ar ka yo afar askari oo sida lagu eedeeyay isku da yaya in ay labo qof ka dhacaan lacag dhan 2 Milyan oo shilinka Kenya ah (oo u dhiganta $16,000; £13,000).

Askarta muuqaalka laga duubay ayaa la sheegay in ay falkaas ku sameynayeen waddo ku taalla maga alada caasimadda ah ee Nairobi.

Dhibaneyaasha ayaa ka tirsanaa shaqaala ha xawaalad ku taalla magaalada, waxayna lac ag kala soo baxeen bangi u dhow goobtooda shaq ada.

Isku dayga dhaca ayaa fashilmay markii ay qe ylo dhaan sameeyeen.

Raggii booliska ahaa ayaa markii dambe la xi ray waxaana sidoo kale la qabtay gaari ay wat een.Subaxdii Talaadada ayey kasoo muu qdeen maxkamadda si ay uga jawaabaan dacw adaha lagu soo oogay ee ku saabsan isku day ga dhaca.

Wasiirka Caafimaadka Uganda oo ku dhaw aaqay inay cirribtireen xanuunka Ebola ee dilay in ka badan 50 qof.

Uganda ayaa ku dhawaaqday inay cirribti rtay xanuunka ee dilay in ka badan 50 qof.

Hadalkan ayaa daba socda muddo 42 maalmood ah oo aysan Uganda diwaang elin kiisas cusub.

"Waxaan si guul leh u xak ameynay dillaacit aankii Ebola ee Uganda,” ayay tiri Wasiirka Caafimaadka Jane Ruth Aceng oo sid an ku she egtay munaasabad Shalay ka dhacday Mubende. Dillaacitaanka xanuunkan, oo billowday bi shii September, ayaa sababay walaac gaar ah iya doo uu sababay xanuunka ka soo billowday Su dan, oo uusan ka jirin tallaalka xanuunka.

Kiisaskan ayaa markii hore ku badnaa degmooy inka gobollada dhexe ee Mubende iyo Kassa nda, halkaasoo uu ka soo billowday xanuunkan.

Balse xanuunkan safmarka ah ayaa u muuq da mid xakamaha ka baxayay markii kiisas lagu arkay ugu yaraan toddobo degmo oo kale, oo ay ka mid tahay Kampala.

Weerar dad lagu dhaawacay oo ka dhacay dalka Faransiiska

Ugu yaraan 6 qof ayaa lagu dhaawa cay We erar Tooreey (A stabbing attack) oo Oogtii hore ee Shalayto ka dhacay Saldhig Tareenada laga raa co ee The Gare du Nord Station oo ku yaalla Bar tamaha Caas imadda dalka Faransiiska ee Paris.

Qoraal uu Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka asi, Gerald Darmani soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay in Eedeysanihii weerarka geyst ay ay Boliska degdeg u dileen.

Wasiirka waxa uu ku bogaadiyey Sara akiisha Boliska sida Geesinimada leh ee ay uga fal-celiy een Falkaasi.

Sida laga soo xigtay Telefishinka BFTV, 6 qof ayuu dhaawacay Fudud ka soo gaaray weerarka asi, kuwaasi oo daryeel Caafima ad loo fidiyey.

Faahfaahin dheeraad ah lagama bixinin Haybta iyo magaca Ninka weerar ka geys tay oo la sheegay inuu Luqada Carabiga ku hadlayey.

Dhanka kale, Sarkaal u hadlay Shirk adda Tar eenada Faransiiska ayaa sheegay inuu weerarka asi horjeeday Jahwareer ku yimid Jadwalkii Shaq ada ee Tareenada ee Shalayto.

Saldhiga Tareenada ee Shalay uu ka dhacay Weerarka Tooreyda waxa uu ka mid yahay kuwa ugu Mashquulka badan ee ka shaqeeya gudaha dalalka Europe.

Saldhig Tareenada laga raaco ee The Gare du Nord Station waa Marinka ugu weyn (A major link) ee isku xira magaallooyinka Paris, London iyo Wa qooyiga Qaarada Europe.

Imran Khan oo ka digay dagaal ka dhex qaraxa Pakistan iyo Taalibaan

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa u ololeeyay xiriir iskaashi oo laba gee sood ah oo lala yeesho taliska Taliban ee Afghan istan, isaga oo ka digay xiisadaha labada dhinac ee la dagaallanka argagixisada inay Pakistan ku noqon karaan "dagaal musiibo ah oo daba dhee raada.”

Khan ayaa ka hadlay dood-cilmiyeed ka dhac day caasimadda Islamabad, iyadoo mowjado cusub oo argagixisannimo ay kusoo wajahan yih iin Pakistan, gaar ahaan degmo oyinka waqooyi-galbeed ee ku dhow xudduudka Afghanistan, hal kaas oo ay ku dileen boqol laal ka tirsan ciidamada amm aanka iyo dad rayid ah.

Inta badan rabshadaha waxaa lagu eede eyaa ama sheegta xagjiriinta xiriir la leh kooxda fal aa gada ah ee Tehrik-i-Taliban Pakistan (TTP), oo loo yaqaan Talibanka Paki stan.

Maleeshiyadan oo ay ku jiraan hoggaanka TTP ayaa gabbaad ka dhigtey dalka Afghanistan kadib markii ay kasoo cara reen howlgalada ka dhanka ah arga gixisada ee Pakistan, waxaana ay halk

aasi ka fuliyeen weerarro argagixiso.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip