
Kaalinta Soomaaliya ay uga jirto dalalka Milliteriga ugu Awoodda badan Qaarada Afrika
Hay’adda Global Fire Power (GFP) oo Xarun Dhexe ku leh magaalladda Virgin ee Gobalka Utah ee dalka Maraykanka waxay soo saartay Warbixin Sanadeedka 2023 ee Awoodaha Ciiddan ee 145 Waddan oo Caalamka ka tirsan.
Warbixinta ayaa waxaa Kaalimaha hore (1-aad ilaa 50-aad) kala galay dalalkan:
1- Maraykanka, 2- Raashiya, 3- Shiinaha, 4- Hindiya, 5- UK, 6- Kuuryada Koonfureed, 7- Pakistan, 8- Japan, 9- Faransiiska, 10- Talyaaniga,
11- Turkiye, 12- Brazil, 13- Indonesia, 14- Masar, 15- Ukraine, 16- Australia, 17- Iran, 18- Israel, 19- Vietnam, 20- Poland, 21- Spain, 22- Sacuudiga,
23- Taiwan ,24- Thailand, 25- Jarmalka, 26- Algeria, 27- Canada, 28- Argentine, 29- Singapore, 30- Giriiga, 31- Meksiko, 32- Filibiin,
33- Koonfur Afrika, 34- Kuuryada Waqooyi, 35- Norway, 36- Nigeria, 37- Sweden, 38- Mayanmar, 39- Holland (NL), 40- Bangladesh, 41- Portugal, 42- Malaysia, 43- Kolombiya, 44- Switzerland, 45- Ciraaq 46- Chile, 47- Romania, 48- Czech Republic (Jamhuuriyadda Jeega), 49- Ethiopia, 50- Denmark
Dhinaca kale, Waddankeena Soomaaliya waxa uu Liiska ka galay Kaalinta 142-aad, waxa keliya oo ka hooseeya dalalka Moldova, Benin iyo Bhutan.
Kaalinta Soomaaliya ay uga jirto dalalka Milliteriga ugu Awoodda badan Qaarada Afrika
...