Maamulka degmada Walanweyn oo mamnuucay hubka shacri darrada ah

0
Sunday January 08, 2023 - 21:01:27 in Wararka by
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka degmada Walanweyn oo mamnuucay hubka shacri darrada ah

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Wareegto kasoo baxaday Xafiiska Gudoomiayaha Dagmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa lagu mamnuucay Hubka sharci darada ah iyo rasaasta bilaa micnaha loo rido.

Qoraalka kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha ayaa waxaa lagu sheegay kadib markii uu arkay cabasho katimid Bulshadda kunool degmada Wanlanweyn qeybaheeda kaladuwan, oo kusaabsan rasaas sharcidaro ah in larido Habeen iyo maalinba taasoo khalqal gelisay Amniga Degmada, sidaasi drrteed Maamulka degmada uu soo saaray Amaradaan Hoos kuxusan.

Lagabilaabo Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 08/01/2023 Waxaa Lamamnuucay,

1- In Wax Rasaas Ah Laridikarin Aroosyada & Xafladaha,

2- Inaysan Wax Rasaas Ah Ridikarin Dadka Kaganacsada Qoryaha,

3-Iyo Guud Ahaan In Si Sharcidaro Ah Looga Dhexridikarin Xabad Gudaha Degmeda Iyo

Nawaaxigeeda.

Wabilaahi Towfiiq




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip