HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 5-TA JANNAAYO 2023-KA

0
Thursday January 05, 2023 - 08:57:56 in Wararka by
  • Visits: 437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 5-TA JANNAAYO 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

MW Xasan Sheekh Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Ka Qayb Qaataan Dagaalka AL-Shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjir eya asha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada Gaarka ah ee Qaramada Mido obey, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika ayaa uga warbixiyey miro-dhalka halgan dalka lagaga saarayo Alshabaab.

Madaxweynaha ayaa xusay sida naf-hurnim ada leh ee Ciidamada Soomaaliyeed oo kaasha naya dadka deegaanka ay u xoreeyeen deeganno badan oo ka tirsan Gobollada Shabeellaha Dhexe, Hiiraan iyo Galguduud.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh ayaa sheegay in shacabka iyo dow ladda Soomaaliyeed ay Shalay u mideysan yihiin xoreynta dalka, waxa uuna ku adkeeyey Wakii llada Beesha Caalamka in ay ku gacan siiyaan hal gankaas, gaar ahaan olalaha qaa dista cunaqat eynta hubka ee saaran Soomaa liya oo muhiim u ah dagaalka ka dhanka AL-Shabaab.

Dhankooda, Wakiillada Beesha Caalamka ay aa bogaadiyey howlgallada ka dhanka ah Al-Sha baab, waxa ayna tilmaameen in ay ku garab taa gan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliy eed, gaar ahaan gurmadka degdegga ah ee ay u baa han yihiin dadka ku sugan deegaannada la xor eeyey.

Guddoomiye Aadan Madoobe Oo Kulan La

Qaatay Saraakiisa Howl-Galka Nabad Ilaalinta Ee ATMIS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlama anka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mud ane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Amb. Mohamed El-Amine Souef, La-taliy aha Dhanka Howlgalka Je neraal Peter Omola Iyo Mad axa Siyaasadda ee ATMIS Mudane Babatunde Taiwo.

Guddoomiyaha iyo Saraakiisa howl-galka nabad ilaalinta ATMIS kulankooda ayaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga goobta uu ka furmaayo shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed. Sidoo kale madaxda ATMIS ayaa waxay soo dhawe eyeen shirka waxayna ballan qaadeen in in ay ka shaqeyn doonaan sugidda amniga.

Maxaa looga hadlay Kulankii Shalay ee Aqalka Sare?

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa afaraad oo ajandihisu ahaa ansixinta Xubin ka mid ah Guddiga wadaj irka ah ee La socodka, Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (OC) iyo akhrinta 2aad ee Xeer-hoosa adka Golaha Aqalka Sare.

Kulanka Shalay oo ay soo xaadireen soddon Sanatar ayaa ugu horrayn loogu codee yay Senator Samsam Daa hir Maxamuud in ay ka mid noqoto Guddiga wadajirka ah ee La so codka, Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Das tuurka (OC) iyada oo intaas kadib Sanat arradu ay guda galeen dooda Xeerhoosaadka Gol aha Aqalka Sare oo ay toosin iyo sixitaan ku same eyeen qodobadii Shalay loo soo bandhigay. Kul anka Shalay ayaa sidoo kale warbixin looga dhag aystay Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fart aag oo howlo shaqo ku tegay Gobolka Gedo.

Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kulanka soo xiray ayaa Sanatarrada faray in ay isbarbardhig ku soo sam eeyaan qodobada Xeerhoosaadkii hore iyo is bed elka soo kordhay, maalinta Sabtida ahna la sii wado dooda Xeerhoosaadka Aqalka Sare.

Dhinaca kale Senator Samsam Daahir Ma xa muud ayaa ka mid noqday xubnaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka Dastuurka ee Baarlamaan ka JFS, kadib markii Shalay ay Golaha Aqalka Sa re ka heshay codka kalsoonida.

Ra’iisul Wasaarahah oo guddoomiyay shir loo ga hadlayeyhorumarinta dhaqalaha Dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Shalay guddoomiyey kulan ku saabsanaa Tiirka Dhaqaalaha, kaasi oo warbixinno muhiim ah uu ka ga dhageystay Wasiirrada iyo Gudd iyada u xilsa aran barnaamijyada Xukuum adda ee la xiriira hor umarinta dhaqaalaha dalka.

Ra'iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Was aaradda Maaliyadda warbixin ku saabsan miis aaniyadda dowladda ee dhawaan la ansixiyey iyo kobaca dakhliga gudaha, iyadoo Baanka Dhexe uu soo jeediyay daabacaaadda Lacagta Shillin So omaaliga, taasi oo ahmiyad gaar ah u leh dhaqa alaha dalka.

Rasiiru-dowlaha Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Mudane Xirsi Jaamac Gaani ayaa isna kulanka ku soo bandhigay hindiseyaasha sharci ee la xiriira dhaqaalaha dalka oo gaaraya sagaal sharci, kuw aasi oo qaarkood Golaha Wasiirradu ansixiyay, lo ona gudbiyay Baarlamaanka, qaarna hadda gacan ta lagu hayo, isagoo sheegay in loo baahan yahay in la soo gabagabeeyo shuruucdaasi ugu damb eyn bisha Maarso 2023.

Sidoo kale, Wasiirka Howlaha Guud ee Xuku umadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbi xiyey barnaamijyada dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha dalka, iyadoo uu tilmaamay in guulah a laga gaaray xoreynta deegannada ka tirsan Hir shabeelle iyo Galmudug ay fududeeyeen isu soco dka gaadiidka iyo bulshada, ayna muhiim tahay in la dayac tiro jidadka isku xira deegaannada la xor reeyay.

Ra'iisul Wasaaraha Mudane Xamse Cabdi Barr re ayaa faray Guddiyada heer Wasiir ee barn aamijy ada Tiirka Dhaqaalaha ee Xukuumadda Dan-Qaran in ay dardar geliyaan fulinta qor sheyaasha laga sugayo sanadkan, si shacabka Soomaaliye ed ay u helaan xuquuqdo oda horu marka, xasilloon ida iyo amniga.--DHAMMAAD--

Shariif iyo C/C/Shakuur oo war kasoo saaray musiibadii Shalay ka dhacday degmada…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheikh Axmed iyo Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha JFS, Cabdi raxmaan Cabdisha kuur ayaa ka hadlay qaraxyadii Shalay ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Waxay ka tacsiyadeeyeen dadkii ku dhintay qara xyadaasi, halka ay caafimaad deg deg ah Alle uga baryeen dadkii ay dhaawacyada kasoo gaareen.

"Bismillahi, waxaan tacsi u dirayaa ehelka dadkii ku naf waayay weerarka argagaxisadu ku qaaday dagmada Maxaas ee gobolka Hiiraan,” ayuu Shariif ku yiri qoraal kooban oo uu soo dhigay bart iisa Facebook.

Waxa kale oo qoraalkiisa uu ku yiri "Ilaahay SWT ha u naxariisto, dadka dhaawacyada soo ga areen waxaan u rajaynaynaa caafimaad deg deg ah, dadka hantidooda ku waayay beddel kheyr qaba Allah ha siiyo.”

Sidoo kale Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa asaguna qoraal uu ka soo saaray qaraxyadii Shalay ka dhacay Maxaas, wuxuu u dhigna sidan:

"Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelkii ay ka baxeen iyo Ciidankii ay ka tirsanaayeen, gaar aha an kuwii ay goobta wada joogeen, askartii, sar aakiishii, iyo dadkii rayadka ahaa ee lagu dilay weerarkii naf- haliga ahaa ee ay kooxda gabalko odu sii dhacayo ee argagexisada Al-shabaab ku qaadeen Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Waxaan Alle uga baryayaa in uu danbigooda dhaafo, naxariistiisa iyo janadiisa ku abaalmariyo, inta dhaawaca ahna caafimaaad degdeg ah siiyo. Aamiin.”

Aroornimadii hore ee Shalay ayaa qaraxyo xoo ggan oo sababay dhimashada ugu yaraan 15 qof iyo dhaawac tiro kale ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Qaraxyada ayaa ahaa kuwa ismiidaamin ah, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan maamulka Hir Shabelle.

Mid kamid ah labada qarax ayaa ka dhacay Gu ri uu Maxaas muddooyinkii dambe ka deganaa Xil dhibaan Maxamed Abuukar Jacfar oo ka tirsan Mu danayaasha Golaha Shacabka, balse uu ka maq naa waqtigii uu weerarkaas dhacayay.

Sidoo kale qaraxaa labaad ayaa isna waxaa lagu soo warramayaa in lagu dhuftay guriga gud doomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane.

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ka had lay qaraxyadii ka dhacay degmada Max aas

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Maamul ka iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo qaraabada ay ka baxeen Allaha u

naxariistee dadkii Shalay ku dhin tay qaraxyadii ay Al-Shabaab ka geeysteen Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Al-Shabaab ay cadow ku yihiin nolosha iyo jiri taanka ummadda Soomaaliyeed, Isagoo xusay in Al-Shabaab ay ku jabeen dagaaladii lala galay ee looga xureeyay deegaanada iyo degmooyinka Hi rshabeelle.

Madaxweynaha ayaa markale ugu baaqay sha cabka Soomaaliyeed in si wadajir ah ay uga qey bgalaan howlgallada dalka looga saarayo Al-Shab aab oo uu sheegay inay dhibaato kuhayaan dadka Soomaaliyeed.

"Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

Al-Shabaab waa u dhaqan in qaraxyo ay ku weeraraan goobaha ay isugu yimaadaan shaca bka, marna kama ka niyad jabi doonno la dagaal anka Al-Shabaab ayuu yiri” Madaxweynaha Hir-Shabeelle.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Alle uga baryay dhamaan dadkii ku dhintay qaraxii Shalay ee degmada Maxaas in uu hoygooda ka yeelo Jan natul Firdowsa, Inta dhaawacyadu ka soo gaare enna uu Eebbe u boogo dhayo.

KHASAARAHA qaraxyadii Shalay oo aad u kordhay iyo xog cusub oo la shaaciyey

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Shalay ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, dadka dhintay iyo kuwa dhaa wacmay waxay isugu jiraan shacab u badan haw een iyo carruur, sidoo kale askar iyo saraakiil ci idan ayaa lagu dilay qaraxyadaas.

Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane ayaa Xalay warbaa hinta u sheegay in 29 qof ay ku geeriyoodeen qaraxyadaas, halka ugu yaraan 50 kalena ay ku dhaawacmeen, sida uu sheegay guddoomiye Muumin.

42 qof oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadaas ayuu sheegay guddoomiyuhu in deg deg loogu qaaday magaalada Muqdisho, si dary eel caafimaad loogu fidiyo.

Guddoomiyaha degmada Maxaas ayaa shee gay in diyaaradaha soo qaaday dadkaas ay dirtay dowladda Soomaaliya, waxaana xusid mudan in Maxaas aysan laheyn garoon diyaaradeed, taas oo ka dhigay in dadkaan lagu soo qaaday diyaara daha qumaatiga u kaca.

Kooxda Al-Shabaab ayaa waaberigii hore ee Shalay weerar loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa waxay ku weerareen magaalada, iyadoo dadku ay weli hurdayaan.

Ugu yaraan laba gaari oo kuwa xamuulka qaada ah ayaa loo adeegsaday qaraxyadaan, waxaana goobaha la beegsaday ka mid ah, gurigii uu Xildhi baan Jacfar ka deganaa magaalada, inkastoo uu ka maqnaa iyo guriga guddoomiyaha Maxaas Muu min Maxamed.

Gaadiidka qarxay ayaa magaalada Maxaas ka soo galay dhanka deegaanka Wabxo ee gobo lka Galgaduud, waxaana xusid mudan in Wabxo oo weerarkaan laga soo abaabulay ama lasoo mar siiyey ay ciidanka dowladdu mar ka xoreyeen kooxda, balse ay dib uga soo laabteen.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo bil ka hor safar ku tegay degm ada Maxaas ayaa halkaas ka sheegay in Max aas ay astaan u noqa doonto halganka dalka looga xore ynayo kooxda Al-Shabaab

Wiil 11-qof oo qoyskiisa ah lagu dilay qarax yadii Shalay oo ka warramay

10-qof oo hal qoys ah ayaa ka mid noqotay dadkii ku geeriyooday

qaraxyadii ay Al-Shabaab ku weerareen magaa lada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxaana arrinta as laga wareystay Jaamac Maxamed Cali oo Hoo yadiis iyo Aabihiis ay ku jiraan dadka lagu laayey gurigooda.

Jaamac wuxuu sheegay in markii ay qaraxyadu dhaceen uu ku suganaa guri kale oo u dhow gu riga ay ku geeriyoodeen 10-ka qof ee waalidka iyo walaalaha u ahaa, wuxuuna dhacdadaan uga waramay Idaacadda VOA.

"Walaalow musiibo ayaa cideydii ku dhacday Shalay intii salaadda subax lagu jiray, 10 qof oo ehelkeyga ah oo hooyo iyo aabe ay ku jiraan ayaa halgoob ku geeriyootay, sidoo kale gabar iyo wiil walaalahey ah ayaa ku dhaawacmay qaraxyadii Maxaas ka dhacay,” ayuu yiri Jaamac oo sheegay in isagu xiligaas uu ku sugnaa guri kale oo ku xig ay kan dadkaan lagu dhex laayey.

Sababta loo bartilmaameedsaday qoyskiisa ayaa la weydiiyey Jaamac, wuxuuna sheegay in waxa ka dhacay magaalada ay musiibo ahaayeen, isla markaana ragii geystay aysan laheyn bartilma ameed gaar ah.

Sidoo kale wuxuu sheegay in gurigaan oo ku ya allay bartamaha magaalada uu u dhawaa sal dhigga booliska ee degmada Maxaas, "Hadda ha dii aad aragto goobtii, waxaad is leedahay mee shaan waligeed guri lagama dhisin,” ayuu had alkiisa ku sii daray Jaamac oo aad u murugeysan.

Dhinaca kale, guddoomiyaha degmada Maxa as ee gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xalane ayaa ka hadlay arrinta reerkaas ku wada geeriy ooday qaraxa, isagoo sheegay in gurigiisa iyo kan reerka lagu laayey ay isku dheganaayeen, balse uu ka badbaaday weerarkaas.

"Qoyskaas Allaha u naxariisto waxaan aheyn deris, gaarigii koowaad ayaa gurigooda ku hor qa rxay, kadibna wuxuu baabi’iyey gurigii ay ku no olaayeen qoyskaas iyo wixii guri u dhawaa oo dhan,” ayuu yiri Guddoomiye Muumin Maxamed.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa intaas ku sii da ray, "Anigu guriga dadkaas lagu laayey kan ku dhegan ayaan deganaa, ajal ayaa loo dhintaa oo Alle waa nagu badbaadiyey, qoyskaas oo 11 qof ka koobnaa ayuu hal qof ka badbaaday.” Guddoo miyaha degmada Maxaas ayaa sidoo kale shee gay in 29 qof ay ku geeriyoodeen qaraxyadaas, halka ugu yaraan 50 kalena ay ku dhaawacmeen, 42 qof oo ka mid ah dadkaas waxaa dhaawac yadooda deg deg loogu qaaday Muqdisho, kadib markii ay dowladda Soom aaliya u dirtay diyaarad aha qumaatiga u kaca.

Deni oo qaaday tallaabo ka dhan ah muca aradka Puntland

Maamulka Saciid Cabdullaahi Deni ee Punt land ayaa soo saaray amarro culus oo ka dhan ah dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda ma amulkaasi, gaar ahaan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Warqad uu soo saaray gu ddiga nabad-galyada gobolka Bari ayaa lagu mamnuucay qa bashada shirarka siyaasadeed ee ka dhaca hoteelada magaal ada, xili si weyn loogu kacsan yahay madaxweynaha maamulkaasi.

"Mudaneyaal maadama lagu jiro xilli xasaasi ah loona baahan yahay in si wada-jir ah looga shaq eeyo Adkaynta Nabad-gelyada, Midnimada & xasil oonida guud, waxaa muddo kooban la joojiyey in Huteellada magaalada Boosaaso lagu qabto shi rar & xaflado aan fasax qoraal ah looga haysan gu ddiga Nabad-gelyada gobolka Bari,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Sidoo kale waxa qoraalka lagu sheegay in cidii shir siyaasadeed qabsaneysa ay warqad codsi ah ka haysato guddiga nabad-galyada gobolka Bari oo uu gudoomiye u yahay Cabdirisaaq Cali Siciid.

Guddiga Nabad-gelyada ayaa waxa kale oo uu sheegay in Huteellada lagu qabsanayo xaflada ha siyaasadeed ay maamulka gobolka ka qaatan war qad fasax ah 24 saac ka hor qabashada mun aasaba dda.

Ugu dambeyntiina, saraakiisha booliska gobol ka ayaa iyagana lagu amray inay fuliyaan awa amirtan, si dhowna ula socdaan arrintaan.

Awaamiirtan cusub ee ka dhanka ah dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee maamulka Puntla nd ayaa imaneysa xili maalmihii dambe ay xiisad siyaasadeed ka taagneyd maamulkaasi, taasi oo salka ku haysa hanaanka Deni u maamulayo doo rashada.

Dorraad ayay aheyd markii Madal Siyaasadeed oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin, aqoon-yah ano iyo waxgarad reer Puntland ah looga dhawa aqay magaalada Garoowe ee xarunta maamul kaasi. Ku dhawaaqista Madasha Siyaasadda Punt land ayaa lagu sheegay inay timid kadib markii la arkay xaaladda siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Puntland ku sugan tahay, taasi oo lagama ka dhigaysa in dawr muhiim ah laga qaato xal u helidooda.

Waxay ka digeen in xukuumadda Deni ay hor seedo qalalaase iyo firaaq dastuuri ah oo Puntl and ka dhaca, lagana fogaado waxkasta oo hors eedi kara hubanti la’aan siyaasadeed iyo in la maj ara-habaabiyo shacabka Puntland & in laga sha qeeyo waxkasta oo horseedi kara khalkhal amni iyo dhaawac soo gaara midnimada iyo wada-jirka shacabka Puntland

Faahfaahin Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Gaalkacyo

Maleeshiyaad hubeysan ayaa Shalay waxaa ay rasaas ku fureen dad fadhiyay Goob Ganacsi oo kutaalla Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, halkaas oo uu Maamulo Maamulka Puntland.

Inta la xaqiijiyay we erarka ayaa waxaa ku dhintay laba Ruux halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen dadkaas oo la sheegay in dhammaantood ay aha ayeen Dhalinyaro ehel ah.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in falkaan uu sal ka ku haayo arrimo ku saabsan dilal aanooyin qab iil ah oo ka dhacay Gobolka Mudug, isla markaana maleeshiyaadkii weerarka geystay ay goobta ka baxsadeen.

Ciidamo katirsan Booliska Puntland ayaa tegay goobta uu weerarka ka dhacay, iyaga oo halkaasi ka qaaday dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay, waxaana saraakiisha Ciidamada ay sheegeen inay gacanta kusoo dhigi doonaan dadka weerar ka geystay.

Degaano iyo degmooyin ka kala tirsan Gob olka Mudug oo ay kala Maamulaan Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa ka dhaca dagaal Beelee dyo iyo dilal aanooyin qabiil ah, iyada oo ay ku gu uldareysteen inay waxka qabtaan falalkaas labada Maamul.

Ciidamadda Somaliland Oo Laga Saaray Laasc aanood Kadib Dagaal Ka Dhacay Magaalada.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Laas caanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamadda Somaliland dagaal looga saaray ma gaalada oo labadii todobaad ee la soo dhaafay ay ku dileen dad gaaraya 15 ruux oo shacab ahaa.

Dagaalkan ayaa ka danbeeyay kadib mar kii dadka shacabka ay ka caroodeen nin kamid ah dadka deegaanka oo ay dileen ciidamadda Som aliland, taasoo soo dadajisay in shacabka ay dag aalamaan, waxaana ciidanka Somaliland la dagaa lamayay maleeshiyaad deegaanka ah oo qaab qa biil u abaabulan, khasaaro culus ayuu dagaalku sababay, walow aan tirakoob saxa laga heyn.

Ciidanka Somaliland ayaa haatan ku sugan du leedyada magaalada Laascaanood, iyadoo gud aha magaaladana ay ka arriminayaan ciidankan qaabka qabiil isu abaabulay, shacabka oo kor u hayay Calanka Soomaaliya oo hore magaalada mamnuuc uga ahaa ayaa isugu soo baxay wado oyinka, kuwaasoo soo dhaweynayay in Somal iland laga saaro xarunta gobolka Sool.

Saraakiisha ciidanka qabsaday magaalada iyo Odayaasha dhaqanka ayaa haatan shir laleh shir kadaha Isgaarsiinta oo ay kala hadlayaan in ay fur aanka Khadka Internetka iyo Adeegga lacag labi xida, oo cunaqabateyn ay saarnayd 11-kii naal mood ee lasoo dhaafay.

CAWAD oo shaaca ka qaaday arrin uu Deni ka damacsan yahay Puntland

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Sooma aliya, Mudane Axmed Ciise Cawad oo haa tan ka mid ah xubnaha isbeddalka doonka ah

ee kasoo horjeedo madaxweyn aha Puntland ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaas, gaar ah aan doorashada.

Cawad oo u warramay Telefish inka Universal ayaa shaaca ka qaaday in ay ka walaacsan yihiin doorashada soo socoto, isaga oo eedeyn u jeediyay madaxweyne Saciid Deni.

Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in aysan illaa iyo hadda kala cadeyn doorashada kusoo foodka leh Puntland, maadaama uu mugdi badan ka jiro dhinaca tartanka la geli doono.

"Maamulku ma wado doorashadii la yaqiinay, wuxuu soo jeedinayaa ama uu olole ugu jiraa doo rasho aysan caddeyn halka ay u socoto oo ururo siyaasadeedka Puntland ay isku khilaafsan yihiin qaabka ay u dhaceyso” ayuu yiri wasiirkii hore ee arrimaha dibadda.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Deni uu doonayo inuu sameyso muddo kororsi ama inuu boobo doorashada, sida uu ku dooday wasiir Axmed Ciise Cawad.

"Waxgaradka iyo siyaasiyiinta oo aan annigu ka mid ahay waxaan tuhmeynaa in aysan door ashada aheyn mid hufan waxa ay u egthay mid uj eedooyinka laga leeyahay laba midkood ay tahay in waqti kororsi maamulka jiraa uu sameysto ama inay u dhacdo si afduubid ah, sida hadda ka hor maamulkan looga bartay,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay inay dalbanayaan in la qabto doorsho loo dhan yahay, ayada oo la ilaaliyo dimuquraa diyadda iyo horum arka maamulka Puntl and.

"Annaga waxaan rabnaa in Puntland ay usii durugto xagga dimuquraadiyadda oo la gaaro in xisbiyo iyo tartan madax bannaan la galo,” ayuu hadalkiisa kusoo gabagabee yay.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayadoo Talaadadii Dorraad Madal Siyaasadeed ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin, aqoonyah ano iyo waxgarad reer Puntland ah looga dhawaaqay magaalada Gar oowe ee xarunta maamulkaasi, taas oo uu qayb ka yahay wasiirkii hore ee dibadda.

Xubnaha qaybta ka ah Madashan ayaa waxa ay is ugu jiraan kuwa xilal kala duwan kasoo qabtay do wladda federaalka iyo sidoo kale dowlad gobo leedka Soomaaliy eed ee Puntland.

Beenabeene oo dhambaal uu ka siday Xasan gaarsiiyey Amiir Sheikh Nawaf

Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Maxamuud Beenabeene ayaa sheegay in dhambaal uu ka siday madaxweynaha Soomaaliya uu gaarsiiyey Amiirka dalka Kuwait Sheikh Nawaf Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah.

Wasiir Beenabeene ayaa qoraal uu soo saaray wux uu ku sheegay in dhambaa lkaan uu Amiirka ugu dhii bay wasiirka arrima ha diba dda dalkaas.

Sidoo kale labada wasiir ayaa ka wadah adlay iskaashiga labada dal, sida uu qoraal kiisa ku sha aciyey wasiirka qorsheynta iyo maalashiga caal amiga ah ee Soomaaliya.

"Waxa aan Shalay kulan miro dhal ah kula qaa tay magaalada Kuweyt Wasiirka Arimaha Dibad dadalkaas, Mudane Sheikh Salem Abdullah Al-Ja ber Al-Sabah, oo aan ka wada hadalnay iskaashiga laba geesoodka ah ee u dhexeeya lab adeena dal ee dhinacyada kala duwan iyo arimihii ugu dambeeyay ee gobolka iyo caalamka,” ayuu yiri.

Qoraalka wasiirka ayaa intaas ku sii daray, "Wa xa aan sidoo kale u gudbiyay danbbaal qor aal ah oo aan ka siday Madaxweynaha JFS, Md Xasan Sheekh Maxamuud oo ku socday Amiirka Dawladda Kuwait, Sheikh Nawaf Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah.”

Kuwait oo ka mid ah dowladaha Carabta ayaa sidoo kale ka mid ah dowladaha taageera Soo maaliya, maadaama ay ka wada tirsan yihiin dow ladaha ku midoobay Jaamacadda Carabta iyo uru rro kale.

Maareeyihii hay’adda tayo-dhawrka Soo maal iya oo shaqo joojin lagu sameeyay

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xil. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa Shalay shaqo joojin ku sameeyay Maareey aha guud ee hay’a dda Tayo-Dhawrka Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa shaqo joojinta Maar eeye Cali Yaasiin Gurbe ku sababee yay wada-shaqayn la’aan ka timid iyo curyaamin habsami u socodka waajibaadka ku xusan qoddobka 7-aad faqradiisa 5-aad sharciga jaangoynta iyo Tayo-dhawrka.

"Wasiirka markuu arkay Maareeyaha guud khil aafka iyo wada-shaqeyn la’aanta kala dhaxeysa guddiga sare ee hay’adda (Boardka) iyo Maare eye ku-xigeenka kuna saleysan wada-tashi la’aan iyo ku tagri-fal awoodeed ayuu xeeriyay go’a ankan.”

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa sidoo kale Gurbe ka joojiyey ku howl-galida xilka Maareeyaha, ayada oo Maareeye ku-xigeen ka hay’adda uu faray inay si ku-meel gaar ah ugu shaqeyso xilka Maareeyaha guud ee hay’adda Tayo-dhawrka Soomaaliyeed.

"Waxaa dhamaan hay’addaha wada-shaqeyntu kala dhaxeyso hay’adda Tayo-dhawrka Soomaaliy eed laga codsanayaa inay la shaqeeyaan gacana ku siiyaan gudashada waajibaadka shaqo ee sii-hayaha xilka Maareeyaha, Marwo Xaawo Axmed Xasan,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Was iirka Ganacsiga iyo War shadaha.

Qoraalka ayaa sidoo kale waxa lagu shee gay in saxiix aanu wasiirku gudbin lagu soo saarey lac ag badan si musuq-masuuq ah na loo isticmaalay.

Gurbe ayaa la sheegay in uu baal-maray tallo oyinka iyo soo-jeedinada Wasa aradda, iskana in dha-tiray kala shaqeynta shaqada, taasi oo gun dhig u ah dhamaan howlaha hay’adda, sida lagu sheegay qoraalka.

Sheekh Shibli oo Somalida u diray farriin ku saabsan kooxda Al-Shabaab

Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo kamid ah culumada Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay howlgallada looga soo horjeedo kooxda Al-Sha baab isaga oo bogaadiyay guulaha laga gaaray.

Waxa uu sheegay in Al-Shabaab ay baneysteen dhiigga dadka Muslimiiinta ah ee Soomaaliyeed, isaga oo tusaale u soo qaatay qaar ka mid ah qaraxyadii ay fuliyeen sida kii Zoobe oo kale.

"Waxa Soomaaliya ka socda waa dila Islaamka, waxey leeyihiin ga alo ayaa la dagaalameynaa oo Suu qyadi iyo Hoteelladi ayaa nag laga dhigayaa, gaa lada kale ee joogta dalka oo innaga aheyn waa ayo marka laga reebo niman AMISOM oo taa ngiyo ku jira iyo kuwa Xalane difaac kaga jira ma ba la gaarayee,” ayuu yiri Sheekh Shibli.

Waxa uu intaas ku daray "Gaalada la leyn ayo ee lagu jihaadayo oo dhiiggoodu xalaal yahay oo ilaahey loogu dhawaanayo oo inta muuqaallo soo duubaan ay leeyihiin murtidiinta ayaan nag ka dh ignay waa ayo, waa Suuqa Zoobe iyo Hoteel ladeena dad ka joogo oo Muslimiin Soomaali ah.”

Sheekha oo goob fagaare ah khudbad ka jeedinayay ayaa sheegay in xukunka khawaarijta Al-Shabaab uu yahay in la laayo.

"Qof go’aankiisa uu yahay Muslim inuu laayo, shaqadiisa uu fulinayanaya ay tahay Muslim inuu gumaado, diin ahaana dhalan rogan, dhaqan ahaa na dad gumaad ah oo xoolahoodu xalaal u yihiin oo dhiigoodu xalaal u yahay, dadka saas oo kale ah hadal iyo waan waan ah ma anfacdo, laaya me esha aad ku aragtaan,” ayuu yiri.

Waxa uu Sheekh Shibli xusay in ijiid aan ku jii dee ay tahay in kooxda khawaarijta AL-Shabaab meel dhexe looga soo haro, waxa uuna tilmaamay inaysan laheyn Islaamn imo lagu daayo isagoo hoosta ka xariiqay in xalka kaliya uu yahay in laayo oo la iska dhiciyo.

Waxa uu ugu dambeyntii Sheekh Shibli shaa ciyay in xitaa dambi tahay in loo gar gaaro isagoo in natiijadooda ay xun tahay haddii dadka lagu sii daayo, waxaana uu tusaale usoo qaatay dhiigga dadka Muslimi inta ah oo ay daadiyaan iyo inay xoolaha umadda xoog ku qaataan.

Hadalka Sheekh Shibli ayaa imanaya ayada oo gobollo ka mid ah dalka uu ka socdo dagaal ka dhan ah kooxdan, islama rkaana shacabka Soom aaliyeed ay ugu dambeyn usoo jeesteen inay iska dulqaada an cadowga maalin kasta gumaadaya.

Hey’ada Hormuud Salaam Foundation oo taba bar u soo xirtay macalimiinta iyo howl wadee nada Dugsiga indhoo layasha Al Nuur.

Tababarkan oo loogu tala galay in kor loogu qa ado xirfadda iyo aqoonta ay macalimiinta iyo howl wadeenada dugsiga indhoolayaasha Alnur u lee yihiin u adeegista iyo waxbarista ardayda qabta baahida aragga ayaa manta lagu soo gaba gab eyay xarunta dugsiga oo ku yaala degaanka daa rusalaam ee magalada Muqdisho.

Tababarkan oo socdo mudo shan cisho ayaa la gu baranayay farsamada dayactirka iyo cilad bi xinta Type machines Brail oo ah Teeb dadka ara gga la’ si fu dud uga caawiya wax qorista, xirfad aas oo ay kawada faa` idaysteen barayaasha iyo howlwadeenada dugsiga.

Maamulaha dugsiga Al-nuur Cabdifatax Maxmed Dahir ay aa munaasabada lagu soo xirayay tababarkan ka sheegay in tababarkan uu yah ay sanadle ay shirkadda isgaarsiinta Hormuud hay’adeeda Hormuud Salaam Foundation iyo Du gsiga Alnur ay ugu tala galeen in lagu hormariyo aqoonta iyo Xirfadda macalimiinta iyo ardayda dug siga, isga oo si wayn shirkadda Hormuud uga ma hadceliyay garab istaaga iyo gacan ku heenta dugsiga in kabadan 10sano.

Proff. Bansali oo ah tababar aqoon sare u leh waxbarshada gaarka ah oo dalka Uganda uga yim id bixinta tababarkan ayaa sheegay inuu ku far axsan yahay in xirfadihiisa uu sanadkii 2aad uu la wadaago bahada dugsiga Alnur oo uu ku tilmaa may dugsi ay xirfadlayaal badan joogaan .

Cabdiraxmaan Ibrahin Cilmi oo ah gudoomiye ku xigeenka HSF Ayaa sheegay in shirkadda Hormu ud ay ugu farxsan tahay in macalimiinta dugsiga ay kor u qadaan aqoontooda waxuuna kula dard aarmay in waxa ay barteen ay ardayda ku cel iyaan Macalimiinta ayaa sidoo kale inta uu tab abarka socday ka faa`idaystay tabab arro la xiriira noocyada sports ee loogu tala galay dadka aragga la iyo adeegsiga tech nology-da dadka aragga la` gaar ahaan Computar-ka taas oo macalimiintu ay ku tilmaameen fursad qaali ah, waxaana dugsi al nuur oo ka kooban qeybo badan oo loogu tala galay dadka baahiyaha gaar ah qaba ayaa waxaa gacanta ku haya hey’ada Hormuud Salaam Foun dation oo bixisa dhamaan kharashaadka ku baxa.

SHAKHSIGA SANNADKA 2022 EE HIIRAAN ONLINE: MUDANE CALI JEYTE CISMAAN

Tafaftirayaasha Hiiraan Online, Editorial@hiiraan.com


Tan iyo xilligii ay soo shaacbaxeen ee sanadkii 2007-dii, kooxda Al-Shabaab ayaa cimri dhaaftay saddex dawladood oo Soomaaliya soo maray, wa xa aynageysatay dhimasho wadareed iyo bara kaca baahsan oo kumanaan qof Soomaaliyeed ah. Kacdoonkaas mintidnimo ayaa ka sababay qa lalaase gu daha Soomaa li ya iyo dibadd aba, taas oo keentay in ciidam ada Gobolk a iyo kuwa caa la mi ahbaay qayb ka noqdaan hawlgalada la da gaalanka kooxdan mintidka ah ee loo aqoonsan yahay argagixiso caalami ah.

Kooxda ayaa u xuubsiibatay mid ka mid ah kooxaha ugu khatarta badan ururada argagixisada ee caalamka. Alshabaab ayaa nooqtay khatarta kali ah ee halis ku ah jiritaanka Soomaaliya. Inka sta oo Midowga Afrika yagleelay howlgalka AMI SOM oo hadda ATMIS loo bixiyay ay qeyb weyn ka qaateen istaariijiyadda xakamayentakooxdan, sida dib u qabashada deegaanno muhiim ah oo ay ka mid yihiin Muqdisho iyo Kismaayo, haddana ciidanka gaaraya tiro ka badan 22,0000 oo askari way awoodi waayeen inay gabi ahaanba Alshab aab ka adkaadaan.

Hayeeshee tan iyo bishii June ee sanadkii 2022, kooxda Al-Shabaab ayaa wajaheysa cule yso farabadan. Guluf ciidan oo lagu beegsanayo deegaanada ay gacanta ku hayaan kooxda mintid ka ah ayaa keenay in si dhaqso kooxda gacante eda ay uga baxaan deegaanno aad u badan si ka duwan sidii la filayay. Guusha ayaa inteeda badan waxaa loo aaneeyaa abaabul hoosaad deegaame ysan oo qabiiladu Al-Shabaab kula dagaalamay aan deegaanadooda. Guushooda fagaarayaasha dagaalka ayaa keenay in dawladda federaalka ay taageero la garab istaagto ciidan beeleedyada loo yaqaanno Macawisleey – astaan labis tilmaame ysa hoosguntiyada ay u xirtaan labis ahaan. Xoo lo-dhaqatadaan iyo beeraleydaan dagaalyahanka isku baddalay ayaa kaalin muhiim ah ka qaatay ta ageeridda duullaanka xagaaga ee DFS ee Bartam aha Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Hiiraan.

Sanado badan kooxda Al-Shabaab ayaa si xun uga faa’iideystay xiriirada qabiilada. Waxay qa biillo kala duwan askar uga qoran jirtay si xoog ah iyagoo si baad aharuurin jiray canshuur sharci darro ah. Qabiilada diida xukunka Al-Shabaab ay aa la gumaadi jiray oo dhibaato xooggan loo gey san jiray. Guryahooda ayaa la gubi jiray, ceelashana waa ay ka sumeyn jireen kooxda Al-Shabaab.

Intaas dhibaato noogu filan Dabayaaqii bishii May dagaalka Alshabaab Soomaaliya looga saara yo ayaa dib u bilowday kaddib markii si kibir iyo maag ah ay kooxdu oday nabadoon aan waxba Shalay aysan ugudishay magaalada Baladwey ne ee Gobolka Hiiraan. Dilka nabadoonka Xawa adle Cali Mucalim ee 27 bishii May, 2022 ayaa keenay gadood ay sameeyeen reerkiisa oo ku til mamay in uu ahaa Muslim wanaagsan oo dhex dhexaad ahaa waligiisna aan ku lug yeelan siya asad iyo murrano kale. Al-Shabaab oo ka jawaa bay ayaa sheegay inay dili karaan cidda ay rab aan iyaga oon wax qiil ah u heynin.

Si loogu ciqaabo guuxa beeshu sameysay Al-Shabaab ayaa 2-dii September 2022waxay ku weerareen kolonyo gaadiid ah oo sidday gargaar bini’aadanimo inta u dhaxeeysa Baladweyne iyo Maxaasiyaga oo dilay 21 qof, gubayna baabuurtii gargaarka sidday. Waxaa dib ka soo baxday in cunug yar laga helay dadka lagu gubay baabuurta dhexdooda. Beesha Xawaadle waxay u ahayd ama geeri ama nolol. Bishii Juun ee sanadkii la soo dhaafay waxay bilaabeen abaabulka ciidanko oda si ay u qaadaan duullaano yaryar, laakiin si dhaqso ah ayay u kordhiyeen cududooda si ay u galaan duul laano waaweyn oo ka dhan ah koo xda mintidka ah ee gacan saarka la leh Alqaacida.

Wax ku bilowday kacdoon beeled ka dhan ah ba adda lafajabiska ah ee kooxda Al-Shabaab xilli la gu jiro abaartii ugu darneyn muddo afartan sanno ah ayaa isku baddashay kacdoon balla aran oo ku fiday degaanno far abadan.

Xilli ay dawladda Federaalka ku guda jirtay qii meynta xaaladda , guddoomiyaha Gobolka Hii raan Cali jeyte Cismaan oo ay wehliyaan odaya asha beelaha waxay sii bilaabeen abaabulka ci idanka si ay dagaal waqti dheer ula galaan kooxda Alshabaab.

Waxa lagu mideeyay dalladda Macawisleey oo ah ciidan beeleed dagaal la galay kooxda Al-Sha baab 2018. Ciidan beeleedka ayaa weeraro kulul ku qaaday kooxda minitidka ah. Cali Jeyte sida ay dadku u yaqaanan ayaa si joogto ah waxa uu ugu sugnaa jiidaha dagaalka isaga oo ciidanka dawla dda Federaalka ku dhiirigalinayay inay dagaalka ku soo biiraan.

Cali Jeyte, rugcaddaagan ka tirsanaa ciidanka Qaranka Soomaaliya, khibrad dheerna u leh dhu lka Hiiraan ayaa isaga oo kulabisan dharka tuut aha ee ciidankamilatariga had iyo jeer goobaha dagaalka ka barbar muuqda Macawisleyda iyo ciidamada Qaranka. Waxa uu warbaahintya ula ha dlaa si laabxaaran oon gambasho lahayn waxna la qarineyn, si ka duwan sida siyaasiyiinta kale in badan siyaasadda ku jiray ee afgobaadsiga ku ca anka ah. Sida kooxda xagjirka ah ay u arkaan diidmadiisa bannaanka taallawaxay ka dhigtay nin si weyn loo doonayo oo bartilmaameed ah. Iya da oo sidaas jirto isaga oo ka madax adeygaya khatar uga imaaneysa kooxda Al-Shabaab ayuu ciyaaray kaalin muhiim u ah bixinta aragti si weyn loogu baahanyahy ee gulufka ciidan iyo u olol eynta taageerada shacabka ee dagaalka ka dhan ka kooxda Al-Shabaab.

Muddo shan bilood ah tan iyo intii uu bilowday ololaha ciidan iyo shacab, Macawisley waxay muu jiyeen oo ay u caddeeyeenSoomaalida in muwa adiniin hubeysan oo go`aan leh ay iska kici karaan, kana adkaan karaan Al-Shabaab.

GUDDIGA TIFAFTIRKA HOL

Iyada oo midan laga duu layo, guddiga tifaftirka Hii ra an Online waxay si buuxda is kugu raaceen inay mudane Cali Jeyte Cusmaan u aqoon sadaan sha khsiga sannadka 2022 ee HOL. Goa`aan kaan ayaa waxaa lagu saleeyay hab hoggaaminta aan wax loo dhigo aysan jirin ee mudane Cali jeyte ku sifoobay, gaar ahaan kacdoobka looga soo hor jeedo kooxda Al-Shabaab, iyo daacadnimada iyo wad daniyada uu dalkiisa u qabo. Geesinmadiisa iyo hal adeygiisa ka ciribtiradda Al-Shabaab ee Sooma aliya waa astaamo naadir ku ah Soomaaliya oo ay danaha gaarka si weyn ugu xoogganyihiin kuwa caa mka ah, sidoo kale halista in Alshabaab ku beegsa daan ay tahay mid aad u badan.

Xilli aan sii galeyno sannadka 2023 fagaaraha siy aasadda Soomaaliya wax weyn ayaa iska baddalay. Maamulka cusub ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra`iisulwasaare Xamza Cabdi Barre waxay ka dhigeen la dagaalanka argagixisada mudnaantooda koowaad.Taas waxaa ka dhashay in dhammaan magaalooyinka ugu dadka badan ee degaanada Hirshabelle laga xoreeyay Al-Shabaab. Inta badan waddooyinka muhiimka ah ee maamul Goboleedka waxay ku jiraan gacanta daw ladda.

Dardartaan cusub darteed dawladda Soomaaliya waxay u diyaargaroobeysaa duullanka saldhigyada waaweyn ee kooxda mintidka ah ee maamulada dowlad goboleedyadda Galmudug iyo Koonfur Galb eed.

Guddiga tifaftirka HOL waxay rumeysanyihiin in u aqoonsiga Cali Jeyte shakhsiga sanadka 2022 ee HOL in safarka qaran dhiska iyo xasilinta lagu gaari karo go`aan nafhurnimo iyo ka go`aanshaha muwa adin kasta ee Soomaaliyeed.

Ciidan beeleedka naftooda u huray ololahaan mu hiimka ah, odoyaasha qabiilada oo aragtida, duco iyo xikmad ku kaabay, iyo dumarka faraha badan oo dhanka raashinka iyo kaalmada kaleba kaga qayb qa atay ololahaan waxay dhammaan astaan u yihiin til maamahaas geesinimada leh, iyaga oo sameeay naf hurnimo mida ugu sarreysa si uu dalkeenna uu sii jiro. XIGASHO:HIIRAAN.COM

Ilhaan Cumar oo markii saddexaad loo dhaari yay xubin ka tirsan Congress-ka Mareykanka

Ilhaan Cumar oo laga doorto degmada shana ad magaalada Minneapolis ee gobolka Min neso ta ayaa markii saddexaad Talaadadii loo dha ariy ay xubin ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wa kiillada Congress-ka Mar eykanka.

Ilhan oo ka tirsan xisb iga Dim uqraadiga ayaa bi shii Novermber ee sannad kii hore mar kale dib loo soo doortay.

"Kursigani aniga kaliya maaha. Waxaa isla leh kumannaanka qof ee aan ku metelo, kuwaas oo doonaya wakiil u dagaalama” ayay barteeda Twi tter-ka kusoo qortay Ilhan markii la dhaafiyay ka dib.Waxay sheegtay in u dagaallami doonto sidii wax looga qaban lahaa cimilada, xuquuda shaqaal aha iyo ilaalinta dimuqraadiyadda.

Ilhaan Cumar ayaa dabayaaqadii 2018 noqotay qofkii ugu horreeyay ee Somali-Mareykan ah oo ka mid noqda Congress-ka Mareykanka.

Ruushka oo sheegtay in uu duqeyn ku dilay 130 Ruux

Afhayeenka asaaradda Difaaca ee Raashiya,

Igor Konashenkov oo la hadlay Warba ahinta ayaa sheegay inay burburiyeen 2 madaafiicda Goobta, ee nooca lagu farsameeyey Ma raykanka ee HIMARS, kuw aasi oo qeyb ah Gantaal ada loogu deeqay Ciiddanka Ukraine.

Waxa uu tilmaamay in duqeymo lagu burburiyey Gantaalladaasi oo yaallay meel ku dhow Gobalka Donetsk ee Bariga dalka Ukraine.

Ciiddanka Raashiya waxay kaloo Hawlgal Khaas ah ku burburiyeen 3 Madaafiicda Howitzer M777 ee dalka Maraykanka lagu farsameeyey.

Dhinaca kale, Afhayeenka Wasaaradda difaaca Raashiya waxa kale oo uu xusay inay in ka badan 130 calooshood-u-shaqa ystayaal Shisheeye ah lagu dilay duqeymo ay qaadeen Ciiddanka Cirka oo lagu beegsaday goobo cayiman.

Calooshood-u-shaqaystayaal ayaa la sheegay in lagu dilay meel ku dhow Deeg aanka Maslyakovka oo u dhow magaa lada Kramatorsk ee Gobalka Donetsk. Duqeymahaasi ayaa yimid hal maalin ka dib, markii ay Milliteriga Ukraine duqeyn Gantaal ku dileen ugu yaraan 63 askar Raa shiyaan ah oo ku su gnaa meel ku dhow Magaalada Makiibka ee Gob alka Donetsk oo ay Raashiya qeybo ka maamulaan.

SOMALIA OO KAALINTA 156-AAD KA GASHAY LIISKA DALALKA UGU NAB DOON CAALAMKA

Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda (The Institute for Economics and Peace) ayaa soo saaray Daraasaad-sanadeedka Qiimay nta dalalka ugu Amaanka iyo Nabadda badnaa Caalamka sanadkii la soo dhaafay ee 2022-kii.

Warbixinta Tusmada heerarka Qiimaynta Amaanka Caalamka (The Global Peace Ind ex) ayaa waxaa lagu eegay Guud ahaan 163 dal, iyadoo Daraasada diirada lagu saaray Nabadda, Xuquuqda Aadanaha iyo Horum arka.

Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda oo ah Hay’ad Madaxa banaan oo aan Macaash-do on ahayn waxay Warbixinta Sanadlaha ee Qii maynta GPI Report kusoo bandhigtay dalalka ugu Amaanka badan iyo kuwa ugu khatarta badan Caalamka oo idil.

Caalam ahaan, dalka Iceland ayaa weli Ka alinta Koowaad kaga jirta dalalka ugu Nabd oon dalalka Caalamka tan iyo sanadkii 2008-dii.

Kaalinta Labaad waxaa ku jirta New Zealand.

Liiskaasi oo dhamaystiran ayaa waxay dala lka Caalamka kala galeen Qiimeynta labada dhinac kuwo Nabad iyo Amaan buuxa ku naa lloonayo iyo kuwo lagala kulmo Cabsi iyo Khatar badan.

Dalalka Afghanistan, Yemen, Syria, Rus sia iyo South Sudan ayaa ah Shanta Waddan ee ugu liita dhanka Nabadda (The least peac eful countries in the world).

Dalkeena waxa uu Qiimayntaasi ka galay Kaalinta 156-aad ee Liiska 162-ka ee lagu soo bandhigay Cilmi- baaris sanadeedka ee Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda (The Institute for Economics and Peace).

Machadkaasi oo la asaasay sanadkii 2008-dii waxay Xaruntooda Dhexe ku taalla maga alada Sydney ee dalka Australia, waxayna Fa racyo ku leeyihiin magaallooyinka New York, Mexico City iyo Oxford.

Halkan ka daalaco Liiska Guud ee Qii meynta iyo sida Caynba Caynka ah ee ay dalalka Caalamka ugu caana-maalaan Heer kasta oo Amaanka iyo Nabadda ah.

1 Iceland,2 New Zealand,3 Ireland,4 Denm ark,5 Austria,6 Portugal,7 Slovenia,8 Czech Republic,9 Singapore,10 Japan,11 Switzer land,12 Canada,13 Hungary,14 Finland,15 Croatia,16 Germany,17 Norway,18 Malay sia,19 Bhutan,20 Slovakia,21 Netherlands,22 Belgium,23 Qatar,24 Bulgaria,25 Poland,26 Sweden,27 Australia,28 Mauritius,29 Spain, 30 Taiwan,31 Romania,32 Italy,33 Estonia,34 Unite,Kingdom,35 Latvia,36 North Macedonia,37 Lithuania,38 Costa Rica,39 Kuwait,40 Ghana,41 Albania,42 Mong olia,43 South Korea,44 Vietnam,45 Gam bia,46 Urug uay,47 Indonesia,48 Botswa na,49 Monten egro,50 Sierra Leone,51 Laos,52 Serbia,53 Greece,54 Timor Leste,55 Chile,56 Zambia ,57 Jorda n,58 Bosnia And Herzegovina,59 Equatorial Guinea,60 United Arab Emirates ,61 Panama,62 Moldova,63 Camb odia,64 Oman,65 France,66 Malawi,67 Cyprus,68 Namibia,69 Argentina,70 Senegal,72 Rwanda,73 Nepal,74 Morocco,75 Liberia,76 Gabon,77 Paraguay,78 Angola,79 Ecuador ,80 Bolivia,81 Jamaica,82 Dominican Republ ic,83 Armenia,84 Madagascar,85 Tunis ia,86 Tanzania,87 Uzbekistan,88 Trinidad And Tob ago,89 China,90 Sri Lanka,91 Kyrg yzstan,92 Tajikistan,93 Eswatini,94 Papua New Gui nea,95 Georgia,96 Bangladesh,97 Kazakhst an,98 Cuba,99 Bahrain,100 Lesotho,101 Pe ru,102 Togo,103 Thail and,104 Turkmenist an,105 Benin,106 Guatemala,107 Guyana, 108 Ivory Coast, 109 Algeria,110 Guinea Bis sau,111 Repu blic Of The Congo,112 Mau ritania,113 Djibouti,114 El Salvador,115 Haiti ,16 Belarus,117 Honduras,118 South Afri ca,119 Saudi Arabia,120 Kenya,121 Uganda, 122 Mozambique,123 Guinea,124 Nicaragua, 125 Philippines,126 Egypt,127 Zimbabwe, 128 Azerbaijan,129 United States,130 Brazil, 131 Burundi,132 Eritrea,133 Palestine,134 Isr ael,135 India,136 Chad,137 Mexico,138 Leb anon,139 Myanmar,140 Niger,141 Iran,142 Cameroon,143 Nigeria,144 Colombia,145 Tu rkey,146 Burkina Faso,147 Pakistan,148 Ven ezuela,149 Ethiopia,150 Mali,151 Libya,152 North Korea,153 Ukraine,154 Sudan,155 Ce ntral African,Republic,156 Somalia,157 Iraq, 158 Dr Congo,159 South Sudan,160 Russia, 161 Syria,162 Yemen

Xigasho: Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda (The Institute for Economics and Peace).

Waxaa qoray Ustaad Nuuradiin



Xubno katirsan Guddiga loo xilsaaray dhibaatada ka taagan laas-Caanood oo

 is casilay

Waxaa Shalay iska casilay xubinimadii Gud diga Guddoomiyaha Gol aha Shacabka She ekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) uu u xilsaaray inay warbixin ka leenaan dhibaatada ka ta agan Magaalada laas-Ca an ood ee Xarunta Gobo lla Sool.

Labada Xubnood oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa lagu kala magacaabaa Xildh ibaan Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdullahi-Carab) iyo Cabdullaahi Cabdi Maxamed (Ge el-gaad) oo Xildhibaanada oo ka soo jeeda Beelaha Direed ayaa iscasiladooda waxay timid markii ay shir Shalay yeesheen Xildhibaanada Bee shaas oo saluugsan qaabka loo wajah ayo arrinta Laascaanood.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip